Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wadahadlay arrimo ay Taiwan ka mid tahay

0
Monday September 18, 2023 - 12:14:16 in Wararka by
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wadahadlay arrimo ay Taiwan ka mid tahay

    La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Biden ayaa laba maalmood oo wadahadal ah kula yeeshay Malta diblomaasiga ugu sarreeya Shiinaha. Aqalka Cad ayaa sheegay in Jake Sullivan iyo Wang Yi ay ka wada hadleen ammaanka, dagaalka Ukraine iyo arrimah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Biden ayaa laba maalmood oo wadahadal ah kula yeeshay Malta diblomaasiga ugu sarreeya Shiinaha. Aqalka Cad ayaa sheegay in Jake Sullivan iyo Wang Yi ay ka wada hadleen ammaanka, dagaalka Ukraine iyo arrimaha Taiwan. Washington iyo Beijing labaduba waxay ku tilmaameen kulammada kuwo "wax-ku-ool ah oo waxtar leh." Wadahadallada Malta ayaa imaanaya maalin ka hor iyadoo la filayo in Mr Wang uu gaaro Moscow galinka dambe ee maanta si uu ula kulmo madaxda Ruushka. In kasta oo ay xulafo la yihiin Ruushka, Shiinuhu waxa uu mawqif aan mugdi ku jirin ka qaatay dagaalka Ukraine.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip