HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TOMESDAILY NEWSPEPAR EE MAANTA O AH ISNIIN 18-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Monday September 18, 2023 - 08:21:11 in Wararka by
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TOMESDAILY NEWSPEPAR EE MAANTA O AH ISNIIN 18-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hogg aaminayo oo u ambabaxay Dalka Maray kanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dor raad u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.

Ra’iisul Wasaaraha ay aa ka hadli doona horuma rradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga iyo xasilloonida; dhimista saboolnimada, Caafimaadka, Waxbarasha da, Ho rumarinta Dhaqaalaha, Wax Soo saarka, Xuq uuqda aadanaha, Cadda aladda, dhismaha hey’ adaha dowliga ah iyo isbeddelka cimillada.

Ra’iisul Wasaaruhu inta uu ku sugan yahay xarunta QM wuxuu kulamo kal duwan la yeelan doonaa madax uu ugu horreeyo Xoghayaha Gu ud ee Qaramada Midoobay; iyo sidoo kale madax ka tirsan Dowladda Mareykanka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, wuxuu sidoo kale kulamo la yeelan doonaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Mareykanka, kuw aas oo uu uga warrami doono guud ahaan xaala dda dalka, gaar ahaan guulaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka gaareen ciribtirka Khawaarijta iyo horumarka dhinacyada kala duw an ay ka sameysay muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo soo xiray shir weynaha Aqoonsiga Qaran

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Dorraad soo xiray munaasabada shirka weynaha Aqoonsiga Dadweynaha oo ka dhacday Xarunta Teendhada Afasiyooni ee Garo onka Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa Shacabka Soom aaliyeed u sheegay in aqoonsiga qaran uu xal u yahay caqabado badan oo haysta bulshada dhe xdeeda, kuwaasi oo ay ka mid yihiin, xaqiijinta iyo damaanad qaadka amniga, bixinta adeegyada, sh irkadaha, arrimaha doorashooyinka dalka, maalga shiga, iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed si damaa nad leh ay adduunka ugu safri karaan.

Guddoomiye Sheekh Aadan oo ka hadl ay xiri taanka munaasabadda barnaam ijka diiwangelin ta iyo aqoonsiga dadweynaha ee qaranka, ayaa ammaanay in hannaan kani uu ka tarjumayo do wladnim ada casriga ah ee dalkeenna ka hana-qaaday, isagoo u mahadnaqay Jamhuuriy adda dalka Pakistan oo gacan weyn ka geysatay iyo hey’adaha kala ah Bangiga Adduunka (World Bank) iyo UNDP. Guddoomiyaha ayaa qaatay Ka arka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweyna ha, waxaana ugu dambeyn hadiyado lagu guddoo nsiiyay mas’uuliyiinta ka socotay Dowladda Pak istan iyo madax kale oo goobta marti ku ahaa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee ururka G77

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Hur uuse ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ururka G77+China oo Laba maalin ka ka socday magaalada Havana ee dalka Cuba.

Ururka G77 ayaa markii hore lagu aasaasay 77 dal oo dalkeennu ku jiray tan iyo 15 Juun 1964, oo hadda 60 sano jirsa dey waxaana xubno ka ah 134 dal oo ay ku nool yihiin 80% dadka adduunku.

Shirkan ayaa ku saabsanaa kaalinta sayniska, hal-abuurka iyo Tiknoolajiyaddu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaala ha adduunka.

Wasiirka ayaa khudbadiisa shir ka kaga hadlay horumarka baaxa dda leh ee dalke ennu ka gaaray xagga Isgaarsiinta, lacagaha danabaysan iyo ade egyada ban giyada ee telefoonka laga isticmaalo oo dalkeennu ka mid yahay kuwa ugu hormarsan dunida.

Waxa uu wasiirka kulamo gaar gaar ah la qaa tay qaar ka mid ah madaxda wufuudda shirka ka soo qayb gashay iyo kuwa dawladda martida loo yahay ee Cuba.

Wasiir Abshir Huruuse oo shirkan Soomaaliya ku matalayay ayaa yiri "Ujeeddada shirarkan ayaa ahaa adkaynta iskaashiga iyo xiriirka waddamada aan saaxiibada dhow nahay iyo kuwa aynu xubn aha ka wada nahay ururrada caalamiga ah ee ay nu had iyo goor iska kaashanno qaddiyadaha caa lamiga ah”

Wasiirka ayaa hadalkiisa sii raaciyay "Dawla ddeennu waxay marwalba mudna anta kowaad sii saa in ay bulshada caala mka kula dhaqanto siy aasad xasiloon oo ku dhisan saaxiibtinimo, iskaa shi iyo is qaddarin”

Wasiirka Amniga XFS iyo wefdi uu hoggaam inayo oo gaaray M/Jeddah

Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha ee Xuk uumadda Federaalka Soomaaliya Md. Dr Max amed Shiikh Axmed Cali (Doodishe), oo hogga aminaya Wafti uu ka mid yahay taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa gaaray magaalada Jeddah ee Caasimada Dalka Sac uudi Carabiya.

Waftigaan ayaa saf arkoodu salka ku hay aa casuumaad rasmi ah oo ay ka hele en dhigooda dalka Sacuudiya. Kulanka ayaa ku saa bsan dardargelinta dhismaha iyo Ciidanka Boli iska Soomaali yeed.

Shirka Hannaanka dib u eegista 6-aad ee Barn aamijka Deyn Cafinta Soomaa liya oo Dorraad Nairobi ka furmay

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa Dorraad ka furmay shirka deyn cafinta Soomaa liya oo maraya dib u eegistiisii 6-aad oo ah kii ugu dambeeyay ee hannaanka IMF ee loo yaqaano (ECF).

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige ayaa si rasmi ah u furay shirkaan, waxaana sidoo kale qeyb ka ah shirka hay'addo ka tirsan dowladda oo ay ka mid yihiin Wasaaradda Qorsheynta Qar anka, Wasaaradda Cadaa ladda, Bang iga Dhexe ee Soomaaliya iyo Xafiisy ada madaxweynaha iyo Raysal wasaar aha.

Waxaa sidoo kale shirka goobjoog ahaa oo ka qeyb galaya madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka xafiisyadooda Soom aaliya u qaabilsan, wuxuuna socon doona shirkaan mudo laba todobaad ah sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya."Shirkaan waxaa xoogga lagu saari doona dib-u-milicsiga horumarka Dowlad da Federaalka Soomaaliya ay ka samay say arrimaha dib-u-habeynta Maali yadda, fursa daha dhaqaale ee mustaq balka dhaw, caqabad aha jira iyo heerka uu marayo dadaalada ee Deyn Cafinta Soomaaliya ee gabagabada ku dhaw" ayaa lagu yiri war kasoo baxay Xafiiska Wasaar adda Maaliy ada Sooma aliya.

Shirkaan oo la sheegay inuu yahay kan ugu dambeeya ee Barnaamijka loo yaqaan (ECF) oo ah hannaanka dib u habeynta Maaliyadda dalka ayaa la filayaa iney kasoo baxdo natiijo wanaags an oo Sooma aliya u horseedi karta barta kama dambe ysta ah ee la filayo in la gaaro dabayaaq ada Sanadkan 2023-ka.

Dowladda Fedaraalka ayaa mudooy inkii dam be dadaal dheeraad ah ugu jirtay sidii ay u gaari laheyd dey cafin dhame ystiran.

La-taliyaha madaxweynaha oo farriin u diray shaqsiyaad kasoo horjeeda dagaalka

Dr.Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow oo ah La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxwe ynaha Soomaaliya ayaa farriin culus u diray "ku wa afka ku taageera kooxda Al-Shabaab” ee ka soo horjeeda dagaalka socda.

Dr. Baadiyow ayaa shaqsiya adka hadalada iyo qoraalada ku taageera Al-Shabaab ku tilmaam ay kuwa jahwareerin aya guulaha ciidanmada qaranka ay ka gaa reen dagaalka lagula jiro kooxda.

Shaqsiyaadkan ayaa inta badan isticm aala baraha bulshada, ayaga oo buun -buuniya khas aaraha soo gaaray ciidanka, iyo weerarada koox da ku qaado xeryaha ciidanka, xilli lagu jiro dag aal.

Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X (ex-Twitter) wuxuu ugu baa qay shaqsiyaadkas inay arkaan guulaha istaraati ijiga ah ee la gaaray, islamarkaana aysan ku ma shquulin waxyaabaha ka dhaca goobaha dag aal ka oo isriix-riix ka dhacdo maraka qaar, taasi oo ah xeeladaha dagaalka.

"Waxaan leeyahay kuwa khaladka kaliya arka ee aan arkin saxda, kuwaas oo aan kala saari ka rin guusha iyo guul-darada, dhacdooyinka gooba ha dagaalka waxaan leeyahay waad fashilanteen ee Alle ka xishooda hadaa umada Soomaali yeed iyo Qaranka hadaa ka xishoon way saan, waxa aad qoraysaan ogaada in ay yihiin wax aan la hilmaami doonin,” ayuu yiri Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baad iyow.

Qoraalka La-taliyaha Arrimaha Dastuur ka ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa imanaya xilli maalmihii la soo dhaafay la sheegay inay soo badanayaan shaqsiya adka dhinaca kale u fasira guulaha ay gaaraan ciidamada Qar anka iyo kuwa deegaanka, iyo guud ahaan howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Si kastaba, Dagaalka socda ayaa waxay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka casharo la taaban karo ugu dhigeen dagaal-yahaanada Al-Shabaab, ayada oo kooxda laga xoreeyay deegaano iyo deg mooyin muhiim ah, oo sanado badan ku jiray gacantooda.

Cabdixkiin Cilmi Xasan

Nairobi, Kenya


W/Warfaafinta XFS oo ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug &Hirshabeelle

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Md.,Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidanka xoogga iyo sax iibada Caalamka ay kawadaan degaannada, Oob aale iyo Ciid-ciidka oo dhaca Jiinka Wabiga Shab eelle,halkaa uu ka soconayo dagaal u dhaxeeyay ciidanka xoogga iyo khawaarijta.

Wasiirka ayaa sheegay in howlgala daa oo billaawa day Dorraad walin socdaan jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo isku uruursaneyay degaanno dha ca wabiga jiingiisa,waxa uu timaamay in khasaa raha dib ay kala soo wadaagi doonaan warbaa hinta.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay howlgallo ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ay ka same yeen degaanka Qoqod ay ku dileen 30-katirasan khawaa rijta kuwa kalana lagu dhaawacay,sidoo kalana ciidanka ay gubeen afar gaari,laba gaari oo kala iyo hub fara badana ay ciidamada Qaran ka ay gacanta ku dhigeen.

Wasiir Daa’uud Aweys ayaa sidoo kale boga adiyay guulaha waweyn oo ay shac abka iyo gees iyaasha ciidanka xoogga ka soo hoyeen howlga llada ka dhanka ah khawaarijta,islamarkaana ay sii socon doonaa howlgallada dalka looga xoreyn ayo khawaarijta.

Ciidanaka Qaranka ayaa sacadihii ugu dam beeya guula waweyn ka soo hooyay howlgallada ka dhanka ah kawaarijta iyo ciidamada Dorraad ay la waregeen degaannada Bacaadweyn, Qay cad iyo dhammaan dhulka u dhaxeeya Qodqod iyo magaalada Cammaara.

Xuseen Sheekh Maxamuud oo u digay Lafta-gareen

Agaasimihii hore ee madaxtooyada Soomaa liya, Xuseen Sheekh Maxamuud, haatana ah mu sharax madaxweyne oo u taagan Koonfur Galbe ed ayaa ka hadlay arrimo xasa asi ah oo ku aadan maa mulk aas iyo doorashada kusoo food ka leh.

Musharax Xuseen ayaa weerar toos ah ku qaaday madaxw eynaha hadda talada haayo ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen, isaga oo ku eedeeyay inuu ka gaabiyay arrimaha doorashooyinka iyo si doo kale in Al-Shabaab laga xoreeyo saddexda gobol ee maamulkaasi.

Xuseen Sheekh ayaa uga digay madax weyne Laftagareen inuu isku dhajiyo xukunka, isaga oo wacad ku maray haddii isku dayo awood inay gacanta iskula tegi doonaan.

"Maamul la’isku dhajiyo waxaa ka dhalata rab shad madaxweyne Cabdicasiis Dorraad wuxuu sharaf ku leeyahay inuu yiraahdo dowladda feder aalka yaan wax laga suginee anaa si sharaf leh baahasha halkaan usoo dhigayee kaalaya, intaas hadii uu saameyn waayo meeshii la’isla tegi jiray ayaa la’isla tegayaa” ayuu yiri agaasimihii hore ee madaxtooyada.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in mada xweynuhu uu hadda ka shaqeynayo inay rab shomka dhacdo Koonfur Galbe ed balse rabitaan shacab looga hor imaan doono.

"Maamulka hadda jiro wuxuu fak-fakanayaa in arrintaasi ay dhacdo annaga shacab aa nahay qoray kuma faaneyno, laakiin dad taageerayaal ah ayaan leena nahay oo shacab ah, iyagaa ha dhow kacaayo, taas ayaa laga yaabaa inay ra bsho sababto” ayuu sii raaciyay.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay haddii uu dhammaado waqtiga ay ku heshiyeen in la qabto doorasho ay qaadi doonaan tallaabo jawa ab ah ayna kaashan doonaan shacabka

"Haddii waqtiga la gaaro dadka ayaa laga rab aa inay xaqooda dhacsadaan waa waajib” ayuu mar kale yiri Xuseen Sheekh Maxamuud.

Hadalkan ayaa daba socda go’aankii u dambe eyay ee xubnaha mucaaradka ku gaareen shirkii Nairobi ee ku aadan door ashada koonfur Galbe ed oo weli tallaab loo qaadin.

Wasiir ka tirsan DF oo gaaray mid ka mid ah degaanadii Dorraad laga saaray Al-shabaab

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaq aalaha balluuga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axm ed Dhabancad, taliye ku xigeenka ciidanka lu gta ee Xoogga dalka Jen. Cab dullaahi Aadan Xu seen ayaa gaaray Mag aaladda Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo Dorraad laga saaray al-shabaab

Mas’uuliyiin gaaray ayaa kormeeray guud ah aan magaaladda Bacaadweyne ee gobolka Mud ug iyo fariisimaha ciidamadu ka sameysteen bana anada magaalada.

Howlgalka Dorraad lagu xoreeyey Bacaad wey ne iyo Qeycad ayaa lagu dilay ku dhaw aad 20 ka tirsan al-shabaab, iyadoo tiro intaa ka badanna la gu dhaawacay sida ay sheegtay warbaahinta DF.

Mas’uuliyiinta Warbaahinta kula hadlay maga alada Bacaadweyn ayaa sheegay in Al-shabaab khasaare xooggan lagu gaarsiiyey isla markaana aan looga hari doonin meelaha ay ku dhuumaa leysan ayaan.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ciidan ka ku bogaadiyey howlgalka sifaynta khawaar ijta

Dhuusamareeb :-Kusimaha Madaxwe ynaha ahna Madaxweyne kuxigeen ka Galmudug Md. Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo u diray gu ud ahaan Shacab ka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug ka dib qabashadi Dorraad ee Dagmada Bacaadweyne ee Gob olka Mudug.

Madaxweynaha ayaa aad u soo dhoweeyey guulaha is dabajooga ah ee ciidanka xo ogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca shacabka, waxa uuna boga adiyay horumarka ay ka sameynayaan xoreynta dalka.

Madaxweyne Ciid ayaa ku amaanay ciidanka xooga, kuwa difaaca shacabka iyo daraawiishta Galmudug geesinimada iyo nafhuriida ay same eyeen labadii cisho ee la soo dhaafay, si gaar ahna xoreynta Degaanada; Bacaadweyne, Qey cad, Shabeelow, Xinlibi, Galxagare, Hul-doonya ale, Sargo, Qodqod iyo Camaara.

Subaxn imadii hore ee Dorraad ayaa ciidanka xooga, kuwa difaaca shacabka iyo daraawiishta Galmudug waxa ka qabsa day khawaariijta Dagm ada Bacaadweyn, Camaara, Qaycad iyo deegaa no kale oo ka tirsan Gobolka Mudug.

2 arrin oo xal u noqon kara culeyska ciidan ka ka haysta difaaca degaanada la xoreeyo

Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ballaaran ka sameeysay dagaalka ay kula jirto argagixi sada. Shacabka Soomaalid una si xooggan ayay ugu biireen dagaalka af iyo addinba.

Dorraad waxay ka mid tahay maalmaha ugu wacan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka, maadaama goobo badan gacanta lagu dhigay.

Deegaan qabashadu waxay ku socotaa si wan aagsan, laakiin weli waxay dowladda la tacaale ysa gacan ku haynta deegaanada la qabto. Wax aa jira dhowr magaalo oo la qabtay kadibna dib looga soo baxay, iyada oo dib u qa bashada laba adna ku kici doonto qiimo gaar ah.

Dadweynaha waxay si weyn uga hadlayaan in ay dowladda qorshe gaar ah u sameeyso gacan ku haynta deegaanada la qabto, si uusan gulufka waqti dheer u qaadan, dhinaca kalena aan mar walba loogu baahan in hal magaalo laba jeer la qabto.

Khubaro amni ayaa laga soo xiganaya in arrin taan xal u noqon karto laba arrin, tallooyinkan ayaa kala ah;

1. In aan laga harin kooxda markii ay jabto

Inta badan ciidanka dowladda markii ay goob qab sadaan oo ay ka baxdo argagixisada waa ka hara an, oo waxay difaac ka galaan halkii la qabtay. Taas oo keenta inay markale kooxda isa-soo aba abusho oo ay dib usoo qaado duullaan.

hubarada amni ayaa waxay qabaan in aan ko oxda laga harin oo lagu beegsado goobta xigta ee ay rabaan inay degan kadibna iska soo abaabu laan.

2. Dhismaha ciidan u gaar ah gacan ku hay nta deegaanada la qabto

Khubarada amni ayaa sidoo kale qaba maadaa ma inta badan uu ciidanka xoogga u dhisan yah ay burburin iyo dagaal toos ah, waa in dhinaca kale laga fikiraa dhismaha ciidan gaar ah oo aan qeyb ka aheyn qabashada balse qaabilsan gacan ku haynta.

Waxay khubarada xoojineysa in ciidan kaas la ga xulo kuwa yaqaan deegaanada la qabtay oo is ugu jira xoogga dalka iyo kuwa deegaanka.

In la helo ciidan leh tababar gaar ah, waajibkooda iyo siyaasadooduna tahay ga can ku haynta dee gaanada la qabtay, laguna saleeyo xulashadooda deegaan ahaan ama deegaan aqoon lehna hogg aan gaar ah waxay keeni karta in lasoo afjaro cul eyska ka jira gacan ku haynta deegaan ada la qabtay iyo sidoo kale in ciidanka duullaanka ah ay hore usii socd aan oo kooxda ku beegsadaan dee gaanada dhiman.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay maalmahan ku mashquulsan tahay qorista ciidanka deegaanka oo la siinayo xuquuq gaar ah, waxaana xeel-dheerayaasha amniga qabaan in dib u qaabeynta socota lagu daro qorshaha ciid an ka shaqeeya gacan ku haynta dee gaanada illaa hadda laga saaray kooxda ama kuwa uu had da qorshaha uu yahay in laga saaro.

Xigasho:-Caasimadda.Net


Rag si arxan darro ah ula dhaqmay dad musaafir ah oo lasoo qabtay

Hay’adaha ammaanka ee dowlad gobo leedka HirShabeelle ayaa Habeen hore qaaday tallaabo la mahadiyey, kadib markii ay baa csadeen, kuna guuleysteen inay soo qabt aan koox tuugo ah oo dhac u geysatay dad safar ah.

Dhacaas ayaa loo geystay dad u socday M/ Gaalkacyo oo ka baxay Muqdisho, waxaana lagu baartay meel banaanka ka ah magaalada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Darawalkii waday gaariga Habeen hore dhaca loo geystay ayaa ka sheekeeyey sida ay wax u dh aceen, isagoo sheegay in markii ay ka casheey een Cadale ay ka dhaqaaqeen Habeen hore 10: 00 saac, markii ay magaalada ka baxeen ayuu sheegay in koox tuugo ah ay xabado ku fureen.

Markii uu gaarigu istaagay ayay tuugadu baar at ay lix nin iyo afar gabdhood oo la socday gaari Leyla Calawi ah oo Gaalkacyo u socday, sidoo ka le dadkaas waxay sheegeen in loo geystay jir dil xoog leh.

Markii laga furtay wixii ay taleefan, lacag, dah ab iyo sahay kaleba siteen ayaa la fasaxay, wax ayna dib ugu soo laabteen degmada Cadale, iya goo booliskii joogay ku war-geliyey in lasoo baar tay oo dhac xoog leh iyo jir-dil loo geystay.

Intaas kadib booliska degmada Cadale ayaa qa aday tallaabo guuleysatay, waxa yna raadiyeen oo gacanta ku soo dhigeen kooxdii dhaca u geys atay dadkaas safarka ah.

Dorraad ayaa saldhigga degmada Cadale la gu soo bandhigay afar nin oo tuugnimadaas ku eedeysan iyo alaabihii ay dadkaan ka dhaceen, shacabkii dhaca loo geystay ayaa warbaahinta la hadlay, iyagoo aad ugu mahadceliyey booliska Cadale.

Taliyaha booliska degmada Cadale oo kiiskaan ka hadlay ayaa sheegay inay muddo ku raadjoog een kooxdaan Habeen hore dhaca u geysatay shacabka, isla markaana howlgal dheer kadib ay ku guuleysteen inay soo qabtaan.

Dadka ku safra gaadiidka isaga kala gudba Mu qdisho iyo gobollada dhexe ayaa dhibaatooyin ba dan ku qaba kooxo tuugo ah oo ku furata meelo ka tirsan Sh/Dhexe, waxayna Habeen hore boolis ka degmada Cadale qaadeen tallaabo dhif iyo na adir ka ah gobolkaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bilo ka hor waxgaradka beelaha dega aaggaas isugu keenay degmada Cadale, isagoo wacad ku maray in is baarooyinka loo dhigto dadka musaafirka ah ay dowladiisu diyaar u tahay inay ku suuliso awood ciidan, balse weli ma suurta gelin.

Muxuu yahay shirka caalamiga ah ee Somalia kaga qeyb galayso dalka Vietnam?

Xildhibaanno ka tirsan 2da Gole ee Baarlam aanka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweyna ha Sagaalad ee xildhibaan nada dhallinyarada Ad duunka oo ka furmay dalka Vietnam Shirkaa ayaa diir adda lagu saaraya doorka dhalinyarada ee xaqiijinta u jeed ooyinka horumar ka waaro iyadoo la ad eegsanayo Tiknoolajiyada casriga ah,waxana hal kaa xildhibaanada ay ku soo bandhigeen horumada ay gaareen dhalinya rada iyo Arrimaha dowlad dhisida. Xildhibaan C/ri saaq Aadan Warsa me, (Xusul) oo kamid ahaa xildhibaannadii khud badda ka jeediyay madasha ayaa sheegay in dow ladda soomaaliya ay ka go’ an tahay xaqiijinta hor umarka waara ee dhall inyarada.

"Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an xaqiijin ta horumarka waara ee dhalinyarada, waxa ayna ansixisay dhowr sharci oo muhiim u ah si loo gaa ro horumar waara”.sida ayuu yiri Xildhibaan Xusul

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in Soo maaliya ay u baahan tahay in la gaaro himilooyin ka horumarineed ee waara, iyadoo la eegayo dhib aatooyinka ay reebeen abaaraha, Faafida cudur ka Karoona, isbeddelka cimilada, iyo argagixisada oo khatarta ku ah nolosha

AS oo Weerar dhabba-gal ah ku qaaday Kolonyo Ciidanka Itoobiya & Dagaal dhacay

Wararka aan ka heleyno deegaanka Booco ee hoostaga degmada Rabdhuure ee Gobolka Bako ol ayaa waxa ay sheegaya an in aroortii hore ee Dorra ad halkaasi ay ku dagaalam een dagaalam ay aasha Al-Shabaab iyo ciidanka Itoob iya ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS.

Dad ku sugan Rabdhuure ayaa ayaa kusoo wa rramay in dagaalka oo ahaa mid xooggan oo socd ay ku dhawaad hal saac uu markii hore uu ka bil owday xubno ka tirsan Shabaab oo weerar dhab a-gal ah ku qaaday kolonyo ay wateen ciidanka Itoobiya.

Ciidamada oo kusii jeeday degmada Waajid ay aa Weerarka waxa uu ku qabsa day deegaanka Booco, sidaasina uu dagaal ka ku qarxay, khasa aro kala duwan ayaa lasoo tebiyay in uu ka dhash ay dagaalka iyo weerarka oo dhinacyada kala gaaray.

Sidoo kale qaar kamid ah dadka deega anka ayaa laga soo xigtay in tan iyo salaaddii subax ay maqlayeen hubka labada dhinac ay isku ridayaan.

Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbe ed ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan yihiin da gaalamayaasha Al-Shaba ab, waxaana sidoo kale ku sugan ciidamada dowladda Federaalka Soom aaliya iyo kuwa dowladda Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.

Caruur walaalo ah oo ku geeriyootay Dab ka kacay Guri ku yaalla Burco

2 Caruur oo walaalo ah ayaa ku dhintay, dab xooggan oo Dorraad ka kacay guri jiingada oo ku yaala xaafada Hodan ee M/Burco ee Xarunta Gobolka Tog dheer.

Abaaro 2:25 duhu rni mo ayaa Ciidanka Dab-demiska Burco oo gur iga uu dabka ka kacay, gurmadna u fidiyay , wax aana ciidam adu dabk aa ka xakameeyeen gurigii , iyadoo in taa kadibna Maydka Caruurta laga soo saaray guriga oo dabk u wada haystay. Caruurta ayaa ahaa walaalo, sidoo kale caruur taas ayaa ahaa Curyaamiin, da’ ado oduna waxay u dhaxaysay 10-11 sanno. Guriga ayaa Jiingad markiiba dabku wada qa bs aday kana kooban laba qol iyo barande. Ciidan ka baarista Booliska ee Maamulka Somaliland ayaa la wareegay baarista kiiskaas.

Ugu dambayn Taliska ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa uga diray bul shada Somaliland inay ka digtoonaadaan wax kasta oo sababi kara dab. Sidoo kale caruurta kaga tagin guryaha, taa soo muddooyinkii dambe caruur badani ku geeri yoodeen.

Ciidanka Xoogga dalka oo ATMIS kala wareeg ay saldhig Milateri oo istaraatiji ah

Taliska Ciidamada ATMIS ayaa Dorraad bila abay Wajigii Labaad ee dhimista Ciidamada mido wga Afrika ee ka baxaya Soomaaliya.

ATMIS ayaa Dorraad baneeyey Saldhigga Cii danka Biyo Cadde ee gobol ka Sh/dhexe kaasoo lagu wareejinayo Ciidanka Xoogga Dalka Sooma aliyeed, waxaa mas’uul ka ahaa saldhigaas ciid amada Difaaca Burundi.

Taliyaha ciidanta ATMIS ee xerada Biyo Cad de, Lt. Col. Philip Butoyi ayaa si rasmi ah saldhig ga ugu wareejiyay Maj. Muxudiin Axmed oo ka tir san saraakiisha ciidanka xoogga dalka.

Wajigii koowaad ee dhimista ayaa la soo afj aray bishii June, ATMIS waxay kala baxday 2000 oo askari waxayna ku wareeji say lix saldhig oo hore uga hawlgeli jirtay iyadoo la raacayo Qaraar ka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2628 iyo 2670 (2022).

Si wada jir ah Qaramada Midoobay iyo Dowla dda Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS), ATMIS ayaa horay u soo gabagab eeyay qiimeyn farsa mo oo lagu sameeyay wajigii koowaad, waxaana hadda qorshuhu yahay in 3000 oo askari oo dheeraad ah laga saaro dalka dabayaaqada bish an Sep tembar.

Ka bixitaanka 3000 oo askari oo ah wajiga lab aad ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo dhama adka bisha Sebtem bar sida ku cad qaraarka Qaramada Midoo bay ee tirsigiisu yahay 2687.

Shil Diyaaradeed oo naxtin leh oo ka dhacday Turin iyo Faah faahino kasoo baxaya

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada dalka Talyaa niga ayaa ku bur burtay magaalada Turin, waxaa na shilkaasi diyaaradeed ka dhashay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac oo aad looga naxay.

Warbaahinta dalka Ta lyaaniga ayaa ku waran tay in diyaarada bur-bur tay xilli ay sameeneysay dhoolo-tus, waxaana la xaqiijiyay duuliyihii diyaa rada waday uu si dirqi ah uga bad-baaday shilkaasi.

Inta la xaqiijiyay shilka waxaa ku dhintay gabar yar oo shan sanno jir ah , waxaana dhaawac halis ah uu soo gaaray wiil kale oo 9-sanno jir ah iyo Aabbaha iyo hooyada carruurtan oo iyana la sheegay in dhaawacyo gubasho ah soo gaaray.

Duuliyaha diyaarada ayaa la sheegay in uu ka booday diyaarada kahor inta aysan dhicin, waxaana diyaarada la sheegay in ay ku dul dhacday gaari ay la socdeyn qoyska waxyeelada xooggan uu shilkan kasoo gaaray.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Talyaani ga Matteo Salvini ayaa shilkan ku tilmaamay musiibo xun, waxa uuna ku baaqay in baaritaano deg deg ah lagu samreeyo waxa sababay holkan diyaara deed.



YAA SOOMAALI AH MAXAASE LAGA BEDDELEY KAARKA AQOONSIGA EE HADDA LA DAAHFURAY



Yaa Soomaali ah?

XIGASHADA SAWIRKA,SONNA Yaa Soomaali ah? Article information Author,Ahmed Cadceed Role,Freelance Journalist

Twitter,@AhmedAdeat16-ka bisha Sibteembar waxay ku beegnayd maalinta aqoonsiga aduunka, waxayna dawladda Soomaaliya soo ban dhigtay habka bixinta kaar arka aqoonsiga Soomaaliya. Raysal wasaara ha Soomaaliya Xamse Cabdi Ba rre ayaa daahfuray nidaamka bixinta kaararka aq oonsiga ee muwa adin iinta Soomaaliyeed iyada oo lasoo bandhi gay nooca kaarka cusub. Waxaa laga dheehan karay isbeddal lagu sameeyay kaa rkii hore ee lala qaadan jiray baasaboorka Soom aal iga. Isbeddel ka ugu muhiimsan ee muuqday wuxuu ahaa eray ga jinsiga turjumadiisa afka Ingiriiska oo awal aha yd ‘gender’ ayaa hadda loo badalay ‘sex’

Far qiga u dhexeeya labada eray iyo saba bta loo mal aynayo in loo badaley waxaad kaga bogan kartaa qaybta hoose ee qormada, balse marka hore aan eegno su’aasha kale ee ah; "yaa Soomaali ah?”.

Su’aashana waxay muhiim u tahay marka dawlad ay bixinayso kaar aqoonsi waxay siisaa oo kaliya dadka ay dawlad daasi u aqoonsan ta hay muwaadini inteeda, ama si kale haddaan u dhigno dadka uu dastuur ka dalkaasi u aqoonsan yahay muwaadin.

Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa daahfuray habka bixinta kaarka aqoonsiga Haddaba yaa muwaa din Soomaali ah? Iya da oo aan ognahay arri maha cakiran ee ku saabsan xuduudah Soomaaliya iyo dhulka ay Soomaaliya sheegato balse ay san ka talin.

Dastuurka ku meel gaarka ah ee la ansixiyey sannadkii 2012-kii wu xuu oga laanayaa in qofka Soomaaliga ah ee haysta dhalashada dal ka le uu qaadan karo dhalashada Soomaaliya halka das tuurkii lixdankii uu san taas ogolayn.

Haddaba aan eegno sida qofku xaq ugu yeelanayo dhalashada Soo maaliya innaga oo soo xiganayna dastuurka.

Waxaa heli kara dhalashada Soomaa liya qofka:

Hooyadii ama aabbihii uu Soomaali yahay;

Hooyadii ama aabihii uu ku dhashay Soomaaliya, isaguna ku dhashay Sooma aliya;

Ku dhashay Soomaaliya, oo aan dal kale haysan;

Dawladdu ay si gaar ah u siiso.

Sida ka muuqata qodobka koowaad waxaa Soomaali noqon kara qof kas ta oo hooyada am aabahay dhalay midkood uu Soomaali yahay, taas oo Meesha ka saaraysa shardiga halka uu qofku ama waalidkii ku dhashe en ah. Haddii aan si kale u dhigno waxaa dhalashada ama aqoonsiga Soomaaliya xaq u leh qof waliba oo qowmiyad ahaan Soomaali ah, xitaa hadii hooyada oo kaliya ay Soomaali tahay.

Tani waxay fursad muwaadinnimo siinaysaa dadka Soomaalida ah balse dalalka deriska ah ku dhashay amaba dal kale ku dhashay xitaa ha ddii labada waalid midina uusan ku dhalan dhulka ay Q/Midoobey Soo maaliya u aqoonsan tahay.

XIGASHADA SAWIRKA,DISPATCH

Baasaboorada ay dowladuhu u sameey aan muwaadiniintooda si ay u gu safraan iyo kaararka aqoonsiyada ayaa waxaa ku qoran eray bixi nno lagu aqoonsado xogta qofka wata, sida taariikhda dhalashada iyo halka uu ku dhashay qofku.

Xogtu waxay gaar u tahay qofka wata aqoonsiga lamana turjumo, bal se tusmooyinka sida erayada ‘magaca’, "taarii khda dhalashada’ iyo ‘hal ka laga bixiyey’ aqoonsiga ayaa lagu turjumaa luuqad kale oo badanaa ah mid ama qaar ka mid ah kuwa caalamiga ah sida Carabiga iyo Ingir iiska. Aqoonsiga Soomaaligu wuxuu ka mid yahay kuwa eray bixintoo da lagu turjumo laba luuqadood oo aan af Soomaaliga ahayn, kuwaas oo kala ah Carabi iyo Ingiriis.

Haddaba waxaa muran dhaliyey turjumada afka Ingiriiska ee lagu tur jumay eray ka mid ah kuwa ku qoran baasab oorka iyo kaarka aqoonsiga ee soomaa liga, waana erayga "jinsiga” oo loola jeedo lab ama dheddig midka uu yahay qofka wata aqoonsiga.

Aqoonsiyada la midka ah kan Soom aaliga ee lagu turjumo afka Ingi riiska iyo xitaa kuwa asal ahaan Ingiriisku u ya hay afkooda hooyo, wax aa erayga jinsiga qofka ku qoran baasabooro badan oo Afrikan, Yurub iyo wadamo muslim ah ere yga ‘sex’ halka kan Soomaaliga uu ku qor naa ‘gender’.

Nooca cusub ee ay Dorraad dawladdu soo bandhigtay ayey ka muuq atay in laga badalay eraygii 'gender' laguna badalay 'sex'.

Kaararka aqoonsiga

Qoraalka sawirka,Kaarkii hore ee aqoonsiga (midig) iyo kan cusub (bidix) waxaa ku kala qoran 'gender' iyo 'sex'

Muxuu yahay farqiga u dhexeeya labada eray?

"Bal waxaad is weydiisaan dowladda Soomaaliya iyo Soomaali, meesha ‘sex’ maxay uga guureen oo ay ‘Gender’ u qaateen,” su’aashan waxaa dad uu ka hor hadlayey usoo bandhigay Sheekh Maxa med Cabdi Umal oo dood ka qaba eray bixinta ‘gender’ oo ku qoran baasaboorka Soomaaliga.

Doodani muddo ayey soo taagnayd waxayna dadka caadiga ah ku dhalisay su'aasha ah, waa maxay farqiga u dhexeeya labada eray?

Sida ku cad qaamuusyada afka Ingir iiska iyo sidoo kale eray bixinna da dowla dda ingiriiska, erayga ‘sex’ wuxuu tusmey nayaa kala duwanaa nshaha jinsiga abuur ka alle oo ku salaysan xubnaha taranka ee qofka iyo tusmada hidde sidaha oo afka sayniska loogu yeero (Chromosomes) taas oo ka dhigan in qofka uu noqon karo oo kaliya laba ama dheddig, inkasta oo ay jirto xaalad kale oo qofka laga wada helayo xubiniha jirka ee u gaarka ahaa labka iyo sidoo kale kuwii dheddigga.

Halka erayga ‘Gender’ uusan ku koob nayn jinsiga abuurka Alle oo kaliya ee sidoo kale uu fursad siinayo qofku siduu isku arko, lab, dheddig ma intaa wax dhaaf siisan, waana tan halka doodu ka dhalatay.

Qeexitaankan waxaan kasoo xigannay qaamuusyada afka Ingiriiska iyo sidoo kale eray bixinnada dowladda Ingiriiska oo iyadu muhiimad goo ni ah siisay kala soocidda micnaha labada eray maadaama erayga 'gen der' uu aqoonsanayo jinsiyo dheeri ka ah lab iyo dheddig ama waxa uu qofku isu aqoon sanayahy iyo sidoo kale waxa bulshadu u aqoonsan tahay.

Waxaa soo baxay dad su’aal geliyey haboonaanta eraygaas ee in uu ku qorn aado baasaboorka Soomaaliga ah isaga oo leh micno ka duwan kan ‘sex’, waxaana u dambeeyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo bi shii Luulyo baraha bulshada lagu arkay isaga oo dhaleecaynaya dowlad da Soomaaliya kuna eedeynaya in ay u gogol xaareyso aqbalaadda wax ay diide en "dalal aan muslimiin ahayn".

Sheekha ayaa ku tilmaamay wax laga fiican yahay xulushada ereygaan.XIGASHO:-BBC


MAXAY TAHAY HADIYADDA SOMALIL AND KA TIMID EE MURANKA KA DHALI SAY INGIRIISKA?


Hadyad Hadal hayn badan ayaa ka dhalatay Barnaamijka BBCdu ay baahiso ee Antiques Roa dshow kadib markii lagusoo bandhigay hadayiyad uu Boqor Ha ile Selassie u usoo diray Sir Harold itterm aster oo ahaa guddoomiyihii Britain ee xuk umayey Somaliland intii u dhaxeeysay 1926-1931.

Hadiyadda ayaa ahayd cambuur dahab ah iyo warqad shaqi ah oo uu Haile Selassie usoo diray Sir Harold Kittermaster

Iyaga oo ka jawaabaya arintan , labada gabdh ood oo aan la magacaabin oo uu awoowe u yah ay Sir Harold Kittermaster waxay yiraahdeen "dhab ahaantii waa mid aanu ka fekereyno waxa aa aan ka yeeli lahayn farshaxanka” iyo waxa ay ku sameynayaan.

Laakiin qaar ka mid ah dadkii arkay hadiyadan oo uu ku jiro taariikhyahan Professor David Abula fia oo ka tirsan Gonville iyo Caius College, Camb ridge, ayaa ku tilmaamay doodda ' mid macno la' aana' marka la eego xaaladda taariikheed.

Itoobiya waligeed ma aysan codsan in hadiyado taariikhi ah loo soo celiyo.

"Xitaa kuwa aaminsan soo celinta alaaboyinkan, tani ma ah mid u qalanta , sababtoo ah waxay ah ayd hadiyad furan," ayuu u sheegay Professor Abulafia warg eysk Telegraph ee kasoo baxa UK .

"Waxay tusinaysaa sida ay dadku ugu dhega an fikrad weyn oo muuqata oo aana yba ka fikirin mabaadi'da aasaasiga ah”.

"Xaaladdan oo kale,waa in aan eegnaa hadiyadda iyo cidda ay u socotao”.

Sir Harold Kittermaster

Waxa uu ku doodday in It oobiya boqortooyadii la kala diray oo hadda ay ka taliso dowlad kacaan ah oo aan u qalmin, halka Somaliland tah ay dal aan la aqoonsanayn oo aan aqoonsi caalami ah haysan, "ee xaggee loo diri lahaa haddiyadda dhulkee?," ayuu yiri Professor David Abulafia.

Haile Selassie waxa uu ahaa Boqorkii Ethiopia intii u dhaxaysay 1930 ilaa 1974, waxa uuna yaq iin Sir Harold markii uu ahaa gudoomiyaha Nyas aland oo hadda ah dalka Malawi ah.

Iyaga oo kaga falcelinaye dhacdadan dhanka ba raha bulshada, dad badan oo daawaday barnaa mijka ayaa ku dooday in ay ahayd in la weydiiyo milkiilayaasha.

Mid ka mid ah dadkaasi ayaa yiri: 'Hadiyadda lamasoo dhicin, lamanasoo xadin. Waa doqonimo in dib loo cleiyaa.' Mid kale ayaa ku dooday: "In alaabtan dib loo celiyo waa ceeb iyo edebdaro. Tani waxay ahayd hadiyad".

Haile Selassie

"Antiques Roadshow waa barnaamij wargelin ah laak iin waxaan ka baqayaa in dadku ay hadda ka shakiy aan inay keenaan wax ala abooyin ah iayag oo ka baq ay in dib looga celiyo ." Ayuu yiri qof kale. Mid kale ayaa ku kaftamay: "Haddii aad hadda tagto Barnaamijka Antiques Roa dshow, hadda ma lagugu dari doonaa liis ka si alaabooyinkaada si xoog ah dib loogu celiyo?". Mid kale ayaa sida asi ku dooday. Afhayeen u hadlay BBC-da oo ah warbahainta barnaamjikan Antiques Road show baahisay ayaa yiri: "Markii aynu helno tafaasiisha la xiriirta sheey, khubar adu waxay sahmiyaan su' aalaha baaxadda leh ee caddaynta ah ee la xir iira, oo ay ku jiraan taariikhda Boqortooyada Ingiri iska, taas oo markaa ku saabsanayd doorka Brit ain ee Afrika horraantii qarnigii 20aad.'

Sannadkii hore, barnaamijka waxaa looga digay inuu tixgeliyo 'khatarta ku imaan karta sumcadda' marka laga hadl ayo arrinta la xiriirta taariikhda gumeysiga.

BBC-da waxay sheegtay in barnaamijka caanka ah uu ku socday 'baaritaan dadweyne' oo heer sa re ah, sidaas darteed waa in ay taxaddaraan mar ka laga hadlayo 'meelaha xasaasiga ah' ee faallo oyinka dukumeenti loogu talagalay, taas oo qayb ka ah geeddi-socodka qandaraaska si loo samee yo barnamaijyada mustaqbalka. Boqorkii Haile Selassie ee Itoobiya waxa uu saax iib dhow la lah aa Sir Harold Kittermaster. XIGASHO:-BBC

Haweeney sabab yaab leh u dishay ilmo ay korsaneysay oo xukun adag lagu riday

Leland-James Corkill wuxuu ahaa wiil yar oo qurux badan, kaliya 13 bil ood jiray. Waxaana dish ay hooyo doonaysay inay ko rsato.

Haweeney lagu magaca abo Laura Castle ayaa di shay ilmahan yar ee ay kor saneysay. Haatan wa xaa la gu xukumay xabsi daa’in, waxaana ay had da qaadan doontaa ugu yaraan 18 sa no oo xarig ah. Laakiin maxaa keenay in hooyadu ilmaheeda disho? Tani waa sheekadiisa.

Ku noolaanshaha magaalada Cumbria ee In giriiska, nolosha Leland-James waxay ahayd mid adag. Laba maalmood kadib dhalashadiisa, waxa la siiyay qoys si ay u daryeelaan. Waxaana loo ise raadinayay qo ys korsada nolo shiisa oo dhan.

"Wuxuu ahaa wi il qurux badan oo faraxsan,” ayay tiri Charlotte Day, oo darye elaysay Leland-James 8dii bilood ee ugu horreysay.

Waxa uu jeclaa in uu kor iyo hoos u boodo marka uu ciyaarayo, waxa uu jeclaa in uu wax dhegeysto, waxa ay ahayd in la qaado. Laakiin markii la geliyo kursigiisa baab uurka, wuu ooyi ji ray oo qaylin jiray iyado cunnadana lagu sasabi ji ray in uu cuno, ayay Charlotte tiri.

Qaliin ayaa lagu sameeyay, kadib markii uu ka xanuunsaday dheef shiidka markii la daweeyay si wanaagsan ayuu u bogsaday. Miisaankiisuna wuu kordhay. War kale oo wanaagsan ayaa yimid May 2020. Wuxuu helay waalid korsada. Kadibna waxaa dishay haweeneydii la wareegtay oo kors aneysay kadib markii uu in badan ku ooyay cunt adiina uu diiday

Milateriga qabsaday Dalalka Mali, Niger & Bur kina Faso oo heshiis amni kala saxiixday

Mali, Niger iyo Burk ina Faso, oo ah sadd ex wa dan oo Galbe edka Afrika ayaa saxiixay he shi is amni oo ay ku bal an qaadeen inay isu garg aari do onaan mid ba mi dka kale haddii ay dhac do wax fal laago ah ama duulaan dibadeed oo lagu soo qaado sade xdaas dal mi dkood Saddexda waddan oo dho waan ay ka dhaceen afgembiyo xukunka loo tuu ray dow ladihii rayidka ahaa ayaa la daalaa dhaca ya sidii ay u xakameyn lahaaye en kooxaha Islaa miga ah ee xiriirka la leh Al-Qaacida iyo daa cish.

Inqilaabkii ugu dambeeyay ee Niger ayaa hor seeday khilaaf hor leh oo u dhexeeya saddexda dal iyo dalalka ku bahoobay ururka dhaqaalaha ee Galbeedka Afrika, ee ECOWOS kuwaasoo ku hanjabay inay awood u adeegsan doonaan soo celinta xukunka dastuuriga ah ee dalkaas. Mali iyo Burkina Faso ayaa wacad ku maray in ay u gu rman doonaan Niger haddii la soo weeraro.

"Waxaan Dorraad la saxiixday madaxda dalal ka Burkina Faso iyo Niger Axdiga Liptako-Gou rma ee lagu dhisayo Isbaheysiga Waddamada Saaxil, ujeeddaduna tahay in la dhiso qaab difaac wadareed iyo mid is-caawin,” ayuu yiri hoggaami yaha Mali Assimi Goita.

Dhammaan saddexda dawladood waxay xub no ka ahaayeen ciidamada isbahaysiga G5 Sahel ee ay France taageerto ee Chad iyo Mauritania, oo la bilaabay 2017 si ay ula dagaallamaan koox aha Islaamiyiinta ah ee gobolka.

Xiriirka Faransiiska iyo saddexda gobol ayaa xumaaday wixii ka dambeeyay afgambiga. Fa ransiiska ayaa lagu qasbay inuu ciidamadiisa kala baxo dalalka Mali iyo Burkina Faso, waxaana ha dda dagaal adag uu kala dhaxeeyaa ciidamada milateriga ee Niger, kadib markii ay ka codsadeen inay la baxaan ciidamadooda iyo safiirkooda.

Madaxa M/Yurub oo booqanaysa Jasiiradda Lampedusa ka dib markii ay korodhay tirada Muhaajiriinta.

Madaxweynaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa booqatay xarunta qaabilaadda muhaajiriinta ee jaseer adda Lampedusa ee dal ka Taliyaaniga, ka dib markii R/Wasaaraha wa dankaasi ay taageero wa ydiisatay Midowga Yu rub, xili uu kordhay qul qulka muhaajiriinta gaaray sa jazeeradda.

In ka badan 8,000 oo muhaajiriin ah ayaa Lam pedusa gaaray sedexdii maalm ood ee u dam bey say. R/Wasaaraha Taliyaaniga Giorgia Mel oni ayaa sheegtay in wadankeeda uu haysto cada adis xoog leh.

Ms Ursula von der Leyen ayaa Dorraad oo Axa da sheegtay "waa dhibaato yurub haysata, waxay na u baahan tahay xalka yurub’.

Iyadoo shir jaraa’id ka hadlaysay waxay Dorra ad dad ka reer Lampedusa taageerada ay u muu jiyeen muhaajiriinta, waxayna sheegtay in sabab ta kaliya ay muhaajiriintu u imaanayaan jaseerad da ay tahay halka ay ku taalo.

Sidoo kale waxay wacad ku martay in la laba laabi doono dadaalka ka dhanka ah kuwa dadka tahriibiya ee galiya safarrada khatarta ah.

Dhibaatada, kaliya Taliyaanigu ma xalin karo ay ay tiri Ms Meloni, waxay ahayd mid saamaynay sa wadamada xuduuddaha ku yaala, balse had da dallalka Midowga Yurub oo dhan ayay saame yn doontaa. Sabtidii waxa maydka ilmo yar laga soo saaray doon kuwa muhaajiriinta ah.

Ilmahan yar ayaa la aaminsan yahay inuu dha shay inta hooyadii ay ku soo jirtay safarka bad da ee doonta muhaajiriinta oo ka soo shiraacatay xeebbaha Woqooyiga Afrika sida laga soo xigtay

wakaaladda warrarka ee Ansa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip