HALKAAN KA KHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 17-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Sunday September 17, 2023 - 08:25:15 in Wararka by
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA KHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 17-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan oo hal arrin ka codsaday shacabka

Madaxweynaha Soomaaliya, Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan caas imada Galmudug ee Dhuusam reeb ayaa soo duubay muuqaal cusub, isaga oo dalab culus u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa oo Shalay qaatay ka arka Aqoonsiga daweynaha ayaa ka hadlay muhiimada uu aqoonsigan u leeyahay guud ah aan dadka Soomaaliy eed, gaar ahaan kob cinta amniga, sare u qaadida maamul wanaaga dowliga ah iyo ganacsiga.

Waxa uu sheegay in kaarkan uu miihi imad u leeyahay qof kasta oo Soomaali ah, sidoo kale uu door weyn ka qaadanyo sugidda amn iga dalka oo dhan.

"Muwaadin kasta oo Soomaaliyeed wux uu yeelanayaa lambar aqoonsi ah oo loo yaqaano, aqoonsi la’aantu dhib badan ayay nagu hay say, Shalayna daruufaha noogu adag waa daru ufaha dhanka amni ga” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaa kale oo uu yiri "Qof kasta oo mid abk eena leh afka Soomaaliga ahna ku hadla mac naheeda ma’aha inuu Soomaali yahay, midabk eena Ummado leh noo qaab eg aan nagala aqoonin ayaa adduunyada ku nool, afkana waa la bartaa luqadda”.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadalki isa sii wata ayaa ka codsaday dadka Soomaaliy eed inay wada qaataan aqoonsiga, isaga oo sheegay inuu yahay mid lagama maarmaan ah.

Walaalaha Soomaaliyeedow meel kasto oo aad joogtaan lagama maarmo aqoonsiga aan yeelano aqoonsiga oo aan usoo deg-degno dhammaanteen” ayuu mar kale yiri.

Qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Dii waan-gelinta Dadweynaha ayaa waxaa Shalay si rasmi ah u daah-furay raa’iisul wasaaraha So omaaliya, Xamza Cabdii Barre, kadib munaa sabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Mu qdisho, taas oo lagu soo beegay maalinta Caa lamiga ah ee Aqoonsiga Dadweynaha ee 16 Septe mber oo Shalay ku beegan.

"Shalay laga bilaabo dadkeennu waxay heli doonaan Kaarka Aqoonsiga Dadwey naha oo ah xaq dastuuri ah, taas oo u fudu deyn doonta in ay helaan xuquuqda buu xda ee ay dalka ku leeyihiin” ayuu yiri Ra’I isul Wasaare Xamza oo kkhudbad ka jeediyay munaasabadda.

R/wasaaraha Soomaaliya oo daah furay qaadashada kaararka Aqoonsiga dadweynaha

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Feder aalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay magaalada Muqdisho ka daah furay qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan gelinta Dadweynaha, kasoo lagu soo beegay maa inta Caalamiga ah ee Aqoonsiga Dadwe ynaha 16 Septembar. Raysal Wasaare ayaa sheegay in aqo onsiga Qaran uu xal u yahay caqabado badan oo haysta dadka Soomaa liyeed oo ay ka mid yihiin, amniga, bixinta ade egy ada, dimuqraadiyeynta, doorashooyinka, maalgashiga, isu socodka iyo damaana dda qofeed ee muwaadiniinta Soomaal iyeed.

Xamse Cabdi Barre ayaa sidoo kale xusay in Xukuumaddiisa ay meel marisay sharuucdii ilaalin laheyd xogta muwaadi niinta, islamark aana hagi laheyd hay'ada ha ku shaqada leh bixinya iyo keydinta Aqoosniga Qaranka.

"Shalay laga bilaabo dadkeennu wax ay heli doonaan Kaarka Aqoonsiga Dadw eynaha oo ah xaq dastuuri ah, taas oo u fududeyn do onta in ay helaan xuquuqda buuxda ee ay dal ka ku leeyihiin” Ayuu yiri Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Gagabagadii Raysal wasaare Xamse ayaa hoosta ka xariiqay in hanaankaan uu yahay mid ka turjimaya dowladnimada casr iga ah, isa goona u mahadceliyay dowladda Pakistan iyo hay’adaha kala ah Bangiga Adduunka iyo UNDP oo uu sheegay iney gacan weyn ka gey stay barnaamijkaan.

Dhinaca kale madaxweynaha dowladda Fe daraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud oo ku sugan magaalada Dhuusa mareeb ayaa qaatay kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan gelinta Dadweynaha oo uu Shalay daahfuray raysal wasaare Xamse.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shee gay in kaarka Aqoonsiga inuu udub dhex aad u yahay xaqiijinta amaanka guud ee dalka, isla markaana uu kala cadeynayo qof walba waxa uu yahay.

"Waxaa jira dad badan oo muqaal ah aan inoo eg oo af Soomaaligana ku hadla ama bar tay oo dalka iyo dalalkale oo dariska ah ku nool marka qof walba oo inoo eg oo afsomali ku had la macnaheedu maha inuu Soomaali yahay, ka arkan Aqoo siga waa kii kala saari laha Muw aadinka Soomaaliga ee saxda ah, waxaana dhici doonto maalin qofkii aanan wadan la dhihi dooni maahid muwaadin Soomaliyeed" ay uu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud.

Gud. G/ Banaadir oo kulan sagootin ah Ha been hore u qabtay Wafdigii ka Socday Dal ka Jabuuti

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Md.Yuu suf Xuseen Jimc aale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u sam eeyay Wafdiga Dowladda Djibouti ee maa lmahaan Magaalada Muqdisho u joogay ka qeybgalka Bandhiga Filim-ka dib-u-curushada Qaranimada Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Cadaladda iyo Diinta ee Jamhuuriyadda Djibouti, Ahna Madaxa Wa fdiga Md.Muumin Xasan Barre ayaa Duqa M/Muqdisho kaga mahad celiyay marti-soorka heerkeedu sareysa ee uu u sameeyay Wafdiga dalka Djibouti, asigoona xusay in ay taasi xo ojineyso xariirka Walaaltinimo, dhaqan iyo dhiig wadaag ee ka dhaxeeya labada shacab.

G.Gobolka Banaadir Ahna Duqa M.Muq disho ayaa Shaca bka iyo Dowla dda Djibouti kaga mahad celiyay dadaalka iyo juhdiga ee ku soo bixiyeen Dowlad-dhiska Soomaaliya iyo garab istaaga Hiilka Walaaltinimo leh oo ay weli ku taageera yaan Dowladda Soomaaliya, iyagoo weli u huraaya Naftooda sidii xasi looni waarta loogu heli lahaa gayiga Soomaaliya.

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Am niga XFS, Xildhibaano ka tirsan BFS, Danj iraha D/ Djibouti u jooga Soomaaliya, Guddoomiye Kuxi geenka Amniga iyo Siyaasadda G/Banaadir, Aqoonya hano, Guddoomiyaha Ururka Haween ka G/Banaadir, Guddoomiyeyaal Degmo iyo Agaasimeyaal ka tirsan Maamulka G/Bana adir & Dowladda Hoose ee Xamar.

Wasiirka maaliyadda XFS oo Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliiyadda ee Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo ku sugan magaaalda Nairobi ee dalka Ken ya ayaa shir Guddoomiyay kulan muhiim ah oo ay la yeesheen Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya iyo xubno ka tirsan xafiiska Bangiga ee dalalka Bariga Afkrika.

Shirkaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Masu uliyiinta Wasaaradda Qorsheynta iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa looga arrinsaday qorsheyaasha Horumarinta ee ay Dowladda Soomaaliya ka dooneyso Bangiga Adduunka in uu maalgaliyo kadib marka ay Soomaaliya ga arto barta kama dambeysta ah ee Deyn cafinta.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Feder aal ka Soomaaliya Mudane Biixi Ima an Cige oo furitaanka shirka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay muhiimadda ay leedahay hann aanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo horumari nta dhaqaalaha, taas oo uu ku sheegay in ay tahay hadafka koowaad ee Wasaaradda Maal iyadda.

Bangiga Adduunka waxa uu ka mid yahay saaxibada caalamka ee sida joogta da ah u taageero Dowladda Soomaaliya, Bangigu had da waxa uu Soomaaliya ka fuliyaa mashaariic horumarineed oo wax tar u leh bulshada Soomaaliyeed.


Xildhibaan Mursal: Baydhabo lug ayaan kusoo galaynaa haddii Lafta Gareen uu hawada naga xiro

Guddoomihii hore ee baarlamaanka Soom aaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cab dirax maan, ayaa sheegay inuu Baydhabo lug ku gali doono haddii madaxweyne Lafta Gareen uu is ku dayo inuu ka joojiyo safarka dhinaca hawada.

Guddoomiyihii hore ee ba arlamaanka Xildhibaan Mur sal ayaa kamid ah siya asiyi inta doonaya inay u tartam aan xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed. Wuxuu hadda olole siyaa sadeed ka wadaa magaal ada Nairobi, isagoo ka mid ahaa siyaasiyiin dhawaan war saxaafa deed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Koo nfur Galbeed.

Wareysi uu bixiyay ayuu ku sheegay in isaga iyo musharraxiinta kale ay safarka lug ah kaga bixidoonaan magaalada Muqdi sho, isa goo sheegay in dhinaca gobolka Shabeellada hoose ay ka galidoonaaan magaalada Bay dhabo.

Xildhibaan Mursal wuxuu sheegay ha ddii madaxweyne Lafta gareen uu diido in la yim aado Baydhabo ay meelo kale oo katirsan Koo nfur Galbeed ku dhisidoonaan maamul ay ku midaysan yihiin siyaasiyiinta mucaaradka.

"Dhinaca Afgooye ayaan ka galaynaa Ba ydhabo haddii Lafta Gareen uu hawada naga xirto. Annagu ka baqi mayno Alshab aab. Ann agoo iskaashanayna ayaa lug ku galaynaa Bay dhabo," ayuu yiri guddoomi yihii hore ee baar lamaanka.

Dhinaca kale, mucaaradka Koonfur Gal be ed ayaa kasoo horjeeda heshiiska mada sha wadatashiga qaran ee midaynta doora sho oyinka heer federal iyo kuwa dowlad gobol eedyada.

Heshiiskaas oo weli baarlamaanku uus an meel marin ayaa doorashada Koonfur Galbeed ka dhigaya bisha November ee sanadka 2024.

Musharraxiinta mucaaadka Koonfur Ga lbeed ayaa taageersan heshiiskii siyaa sadeed ee horraantii sanadkan lagu gaa ray magaal ada Baydhabo, kaasoo sheega ya in doorasha da madaxweynaha koonfur Galbeed la qabto bisha January ee sanad ka soo socda 2024.

Qoorqoor, Cabdi Qay bdiid iyo Dhaban cad oo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cab di Kaariye (Qoorqoor), Xildhibaan Cabdis alaan X aaji Axmed Dhabancad oo ka mid ah Xil dhibaanada Golaha Shaca bka iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Cabdi Qaybdiid) oo ka tirsan Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaan ka Federaalka ayaa gaaray Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiintan ayaa la sheegaya in dhaa wac fudud ka soo gaaray weerarkii ismiidaam inta ee Jimcihii ka dhacay deega an ka Laas-ga camey ee Gobolka Mudug. Wasiirka Amniga Galmudug, Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe) ayaa sheegay in masuuli yiinta uu dhaawac fud ud ka soo gaaray dhismihii ay deganaayeen oo sida uu sheegay ku soo dumay. Wasiirka Amn iga Galmudug ay aa sheegay inaanu weerar kan wax saameyn ahi ku yeelan doonin hawl galka ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab.

"Wax saameyn ah kuma yeelanayo dagaal ka, ciidamadana way sii wadayaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.” Ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka ayaa intaasi ku daray "Waa soco naya dagaalka, illaa Khawaarijta laga sifeeyo dalka oo dhan.”

Masuuliyiinta ayaa gobolka u joogay dhiir igelinta ciidamada iyo dardargelinta gulufka militari ee lagu wiiqayo kooxaha argagixisada.

Nin la socday gaari Leyla Calaawi ahaa oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa weraray goobta ay masuuliyiinta ka degan aayeen La as-gacamey, inkastoo ciidama du ay rasaas xoogan huwiyeen gaarigaasi, keentayna in gaa rigu uu ku qarxo goob wa xoogaa ka durugsan hoygii ay madaxdu ku sugneyd.

Shabaabka ayaa isku dayaya in mar kale ay fashiliyaan gulufka ballaaran ee haatan kaga furan deegaanada Galmudug

Axmed Madoobe oo wakiil u magaca abay dalka Kenya

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Ax med Madoobe ayaa magacaabay wakiil u fa dhindoona dalka Kenya.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madax wa ynaha Jubaland ayaa lagu sheegay in Sadiiq Cabdulahi Bogale loo magacabay waki ilka Jubbaland u fadhin doona dalka Kenya.

Hadda ka hor, madaxweyne Axmed Mado obe ayaa sheegay inuu Isku dayay inuu wakiil u magacaabo Kenya, balse wuxuu she egay inuu ka laabtay, isagoo ka fekerayay ina an loo arag inuu arrimihii dibbada ku haysto dowladda federalka.

Axmed Madoobe ma ahan maamul ugu ho reeyay ee wakiil u magacaaba dalalka dibbada. Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa sida as oo kale wakiillo u magacaabay dalalka dib bada.

Kenya ayaa xiriir dhow laleh Axmed Ma do obe, waxaana loo arkaa in ay qeyb ka tahay siy aasadaha Axmed Madoobe uu ku joogo xuk unka maamulka Jubbaland.

Ciidamadda Ammaanka oo gacanta ku dhig ay gaari qarax ah oo la doonayey in shacab ka lagu dhibaateeyo

Ciimadda ammaanka magaaladda Muq di sho oo fulinaya howlgalo amniga lagu sugayo gaar ahaan howlgaladda xasillinta caasimadda ayaa deeg aanka Daaru-sal aam ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari qaraxa ah oo ay khawaarijtu doon eysay inay shacabka ku leyso kaas oo nuuciisu yahay Leylo calaawi (Landcr uiser), laguna soo raray waxyaabaha Qarxa.

Ciidamadda dowladda oo si weyn uga feej igan dhagaraha ay magaleeyaan khawaari jta sidoo kalena kaashanaya maamul ka deegaan ka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay fashiliyaan gaarigaan laga soo buu xiyay baaruuda loo yaqano TNT ee qaraxyada loo isticmaalo iyo eedeysanihi wadagay, waxaa ku soc ota baaris lagu horgeynan doono cadd aa lada sida uu warbaahinta Qaranka u she egay afhayeenka booliiska Soomaaliya G/le Saadiiq Aaden Cali Doodishe.

Gaariga ayaa waxaa saarna illaa toban jir gaan oo labaatanlayaal ah oo ay ku jira an baar uuda loo isticmaalo qaraxyada ee loo yaqaano "TNT”, sidoo kale waxaa gac anta lagu dhigay darawalkii waday gaariga, "labo taargo oo ah kuwa ay isticm aalan dowladda goboleedyada dalka ayaa gaar iga lagu soo xiray si ay dhag ar-qabayaas hu ay uga dhuuntaan ciidamadda” ayuu yiri Gaashaanle Saadiiq Aaden Cali Doo dishe afhayeenka booliiska Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo xiran maalintii Labaad

Waxaa maalintii labaad xiran oo hakad ku jira dhamaan adeegyadii duuliimaa dyada gar oonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaa lada Baledweyne oo aysan ka soo dagin wax diyaarad kana duulin, mar ka laga reebo diyaa radaha adeegyada u keena ciidanka ATMIS ee ku sugan Bale dweyne.

Waxaa la tilmaamay in xirnaashaha garoon ka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne ay la xariirto murun iyo is qab qab si ka dhashay lacagta Canshurta ah ee kaso xaroota garoonka oo u dhaxeysa masuuliyiin ka wada tirsan Hirshabeelle.

Mid ka mid ah masuuliyiinta shirkadaha diy aaradaha ee fadhigoodu yahay Baledw eyne ayaa inoo sheegay in xirnaasha garoonka uu yi mid kadib markii lacagaha Canshuurta ah ay is ku qabsadeen mada xweyne ku xigeenka Hir shabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Hir shabeelle Muuse Salaad.

Ma ahan markii ugu horeysay oo gar oonka diyaaradaha Baledweyne uu u xirmo murun la xariira dhaqaalaha kasoo xarooda garoonka, waxaasa dhibaatada ugu badan ee arrimahan ay saameysa dadka shacabka ah ee ku nool Bale dweyne.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka gobolka Hiiraan iyo kan Hirshabee lle oo ku aadan xirnaashaha garoonka diyaarad aha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne, iyadoo lasoo warinayo in arintaan ay si weyn u saam eysay dad xanuunsan oo howlo Caa fim aad diyaaradahaasi ugu soo qaadi lahay een Muqdisho iyo dalka Dibadiisa



TALIYE SHAAH-MACABE WALAALKII OO FARR IIN U DIRAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH


Shaah macabe iyo Xasan Sheekh

XIGASHADA SAWIRKA,SHAAH MACABE/VILLA SOMALIA

Qoraalka sawirka, Qoyska taliyaha ayaa sheegay inay baa digoob ku jireen labadii todobaad ee la soo dhaafay. Qoyska Gaa shaanle Mukhtaar Xasan Tifow oo ku magacdheer ‘Shaah-ma cabe’ oo BBC la hadlay ayaa codsi iyo farriin u diray mad axweynaha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Dhu usomareeb oo laga hoggaa miyo howlgalka ka dhanka Al-Shabaab ee ka socda deegaanada Galm udug.

Gaashaanle Shaah-macabe oo ahaa taliyaha Guutada 25 aad ee Cu mar Bin Khataab ayaa ‘nolol iyo geeri ba’ lagu la’ yahay wixii ka damb eeyay weerarkii Al-Shabaab ee deegaanka Cowsweyne oo ku dhow Ceel-dheer, gobolka Galgaduud ee saddex toddobaad kahor dhacay.

"Ninkii waa la raadshay iyo lama raadin midna lama dhihin," ayuu yiri Cadoow Deeq oo ay isku hooyo yihiin Taliye Shaah ma cabe. "wax hadda ninkii waa dhintay ama waa noolyahayna kama hayno,"

Dhanka kale wuxuu sheegay Cadoow in warar kala duwan ay ka maq leen xogta walaalkiis, taas oo ay ilaa iyo hadda ku jahwareersan yihiin.

"Anaga ninka duqaynuu ku dhintay maraa nala yiri, mar waxaa nala yiri waa nool yahay meeshuu ku jiraa. Warka meelaan u qaadnaan way nay, waana dareemi kartaa meesha cadow ayaa haysta," ayuu hadakiisa raaciyay Cadoow.

Walaalka taliye Shaah-macabe ayaa sida uu noo sheegay labadii todobaad ee la soo dhaafay wuxuu ku sugnaa magaala da Muqdisho, si uu u baadi goobo halka uu ku dambeeyo walaalkiis, balse ilaa iyo hadda wax natiijo ah ma uu san helin.Kororka tirada Soomaalida Kenya iyo sida ay uga mid noqonayaan saddexda bul sho ee ugu badan

XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

Shan maalin kadib markii dagaal lagu wayay Shaah-macabe ayaa qoraal lasoo dhigay bar Facebook oo uu ku qoran yahay magaca Korn eel Mukhtaar Xasan Tifow oo ku magacdheer (Shaah-macabe).

Bartan oo la sheegay inuu taliyaha leeyahay ayaa lasoo dhigay qor aal muuji naya inuu nabad qabo.

Jawaahir Baarqab oo ah guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Ba naadir, isla markaana ay ehel dhow yihiin Taliye Shaah Macabbe, ayaan la xiriirnay xilliga as, iyada oo sheegtay inaysan wax war ah ka heynin taliyaha.

"Waxaan xaqiijinayaa in laga jabsaday barta Facebook, asaga maaha waxa qoraa lka soo dhigay, warna kama heyno" ayay tiri.

Jawaahir ayaa sheegtay in laga yaabo in dad doonaya inay ku qaraab taan maga ciisa ay jabsadeen bartiisa oo ay qoraal kanna soo dhigeen.

"Dad baa jira ku qaraabanaya oo laga yaabo inay lacag uga uruurs anayaan dad ka," ayay intaas raacisay. Dagaalkii Cawseyne oo ay ku dhinteen askar badanoo ka tirsan al Shabaab iyo dawladda Soomaaliya ayaa labada dhin acba waxay kala sheegtay tirooyin kala duwan oo dhimasho ah. Balse waxaa jira askar ay al Shababa ku qabteen nolosha iyo kuwa aan raq iyo ruux midna lagu hayn oo uu kamid yahay Shaah-macabe. Hooyada dhashay Shaah-macabe iyo sidoo kale xaas iyo caruur uu leeyahay ayaa kamid ah dadka ka walwalsan maqna ashihiisa. "Hadda calool xumada nahaysay, waa dhin tay haddii la dhaho xitaa waan ka sa mri lahyn," ayuu BBC u sheegay Cadoow oo dalbanaya in dawladdu ka caawiso baadigoobka walaalkiis.

Dhanka kale wuxuu sheegay inuu la kulmay saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan dawladda, ayna u sheegeen inay u tagi doonaan madaxweyna ha Soomaaliya oo ku sugan Dhuusamareeb.Shaah Macabe

XIGASHADA SAWIRKA,SHAAH MACABE

Waa kuma Shaah-macabe?

Waxa uu ku soo koray oo waxbarashada dugsiga hoose dhexe ku qaatay tuulada Bi ya-cadde ee gobolka Shabeellada dhexe. Halka waxbarashada dugsiga sare iyo jaamacaddaba uu ku qaatay magaalada Muqdisho.

Waxa uu hoggaaminayay guutada Cu mar Binu Khadab oo horay loo oran jiray gutada 25-aad halka ka horna uu ahaa abaanduulaha guutada 4-aad, qeybta 27-aad ee ciidamada xogga dalka Soomaali yeed, markaas oo uu ka hawlgalayay Hirshab eelle.

Waxa uu ahaa nin afgaaban oo ahlu diin ah oo geesi ah yaqaanana sida cado wga loola daggaallamo. Qof kasta oo Soomaaliyeed saaxib ayuu lahaa,” ayay tiri Jawaahir Baarqab oo ah gudoomiyaha ururka ha weenka Soomaaliyeed.

”Waxa uu ka mid ahaa ciidamadii bad baado qaran oo markaas u ar kayay waxa dhacayay xilligaas aanay macquul ahayn,” ayay tiri Jawaahir oo ay ilmo adeer yihiin Shaah-macabbe.XIGASHO:-BBC

Gen. Al-Burhan oo ka degay Uganda, xilli uu taageero ka raadinayo Madaxda Mandiqada

Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, ahna Taliyaha Guud ee Ciid danka dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/ra xmaan Al-Burhan ayaa waxa uu Shalay oo Sabti ah booqasho Rasmi ah ku tegay Caa simadda dalka Uganda ee Kampala, isagoo Kulan Khaas la leh Madaxwey ne Yoweri Kaguta Museveni.

Bayaan ka soo baxay Golaha haya Tal ada dalka Sudan ayaa lagu sheeg ay inuu Al-Burhan booqasho hal maa lin ku tegay Kampala, isagoo Mada xweyne Museveni kala hadlayo Xiriirka labada Waddan, Xoojinta danaha Danaha Wadajirka ee Sudan iyo Uganda iyo xal-u-helista Cola ada dalkaasi.

Socdaalka uu Jeneral Al-Burhan ku tegay Uganda ayaa ah tii 6-aad ee uu ku tago dalalka jaalka la ah Sudan, wuxuuna horey u soo booqday dalalka Masar, Suud aanta Koonfureed, Qatar, Eritrea iyo Türkiye.

Wafdiga ku wehliya Socdaalkiisa Ugan da waxay kala yihiin: Sii-hay aha Wasiirka Arri maha Dibedda, Cali Al-Saadiq iyo Madaxa Hay’adda Sirdoonka Guud, Jen eral Axmed Ibraahim Mufadal.

Haweenka M/Ceelguula oo Taakulo ku wareejiyey Ciidanka Qaranka

Haweenka M/ Ceelguula ee Gobolka mudug ayaa deeq taakulo ah oo Iskugu jirtay Xoolo ,Biyo iyo Cunooyin ku wareejiyay Saraakiisha Ciida mada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka

Madasha Deeqdaan taakuladaa lagu ware ejinayay ayaa waxaa ku su gnaa Saraa kiisha Difaaca, Maamul ka Wisil iyo kan dhaghaye waxayna kaga mahad celiyeen Haweenka Ceelguula doorkooda ku aadan garab istaaga Ciidamada

Qaar ka tirsan Haweenkii Deeq keenay ayaa sheegay inay ugu talo galeen dhiiri galinta Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalka, Diinta iyo Dadka Soomaaliy eed.

Guddoomiye ku xigeenka Wisil Cabdi-garaad, Ka Deegaanka dhagha ye Cabdi Ildage iyo Geedi Qalabxor oo ka tirsan Saraakiisha Difaaca Go bolka ayaa wadajir ugu mahadceliyay Haweenka Ceelguula

iyo Doorkooda ku aadan Taageerida Ciidamada



Dowladda oo shaacisay tirada Al Shaba ab looga dilay dagaalkii Gobolka Mudug

Dowladda Federaalka ayaa bogaadisay guu laha ay Shalay ciidamadu ka gaareen hawlga lka ballaaran, ee ay ka wa daan G/Mudug.Warsaxaa fadeed ka soo baxay W/ Warfaafinta ayaa lagu she egay in Ciidamada Qalab ka Sida iyo xoogaga deeg aanka ay maleeshiyada Al Shabaab kala waree geen laba deegaan oo muhiim ah, kuwaa oo la gu sheegay Qodqod iyo Sargo.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in da gaalkii Shalay lagu dilay 30 ka mid ah malee shiyadaasi, lagana gubay afar gaari, sidoo kal ena ay ciidamadu dagaalka ku qabsadeen laba gaari iyo hub.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu muujiyay in Shabaabku ay isku dayeen inay dagaal kala hortaggaan ciidamadii ku wajahnaa Qodqod, hase yeeshee halkaasi loogu gay stay jab xoog an, sida warsaxaafadeed ka lagu sheegay.

"Dowladda Somaliya waxa ay u mahad celi naysaa shacabka geesiyaasha ah ee go’aans aday in ay cadowga ummadda Soo maaliyeed ee Khawaarijta ah iska dulqaa daan, garabna istaaggaan Ciidanka Qar anka.” Ayaa lagu yiri warsaxaafade edka.

Waxa kaloo warsaxaafadeedka lagu sheeg ay "Waxaa ka go’an DFS oo kaashanaysa sha cabka Soomaal iyeed in la ciqaabo dhagarqabe yaasha Khawaarijta ah ee ku dhiiran falalka shacabka iyo dalka lagu dhibaateynayo, isla-markaana ka dhaga-adayga in ay ka haraan fekerka iyo ficilada Khawaarijta.”

Shabaabka laga soo saaray Qodqod ayaa Habeen hore ku hooyanaya deegaanka Cam maara, oo la soo sheegayo in ciidamadu ay ku sii jeedaan.

Ciidanka XDS Daraawiishta Galmudug, xoog aga deegaanka iyo Xerta Ahlu Sunnada Gobo lada Dhexe ee fadhigo odu yahay Degmooyin ka Baxdo iyo Wisil ayaa jihooyin kala duwan ka ga sii socda dhulka ay Shabaabku kaga harsan yihiin Koonfurta Gobolka Mudug.

Wasiirka Amniga Galmudug, Maxamed Cab di Aadan (Gaboobe) ayaa sheegay in maalma ha soo socda ay dadku maqli doo naan is bede lo waaweyn, oo ciidamadu ka sameeyeen furi maha dagaalka.

Tiktok oo lagu ganaaxay 350-Milyan oo Doll ar iyo Dambiga lagu heysto oo la shaaciyay

Shirkadda Tiktok ee aadka u isticmaalaan dhallinyarada caalamka ayaa cadaadis xoog gan kala kulmeysa qaar kamid ah waddamada Yurub, kuwaa oo u yaalla xeerar iyo sharciyo adag lagula soconayo baraha bulshada.

Hay’adda dhowrista xog ta dadweynaha ee dowlad da Ireland ayaa dacwad kusoo oogtay shirkada Tik tok, waxa ayna hay’adan oo Tiktok ku heshay in ay xad-gudubyo same ysay ku xukumay sanaax lacageed oo aad u sareysa.

Tiktok ayaa lagu helay dacwado la xariira si da ay shirkadu u maareysay xogta carruurta da’da yar ee adeegsata TikTok iyo sida ay xogtaas u istimaashay shirkada, waxaana baa ritaano dheer kaddib shirkadda lagu helay xad-gudub. Hay’adda dhowrista xogta dadweynaha ee dowladda Ireland ayaa shirkadda Tiktok ku xukuntay bixinta lacag dhan 350-milyan oo do llar, lacagtan ayaana noqoneysa ganaaxii laca geed ee ugu badnaa ee lagu xukumo shirkad aha baraha bulshada.

Afhayeen u hadlay Shirkada TikTok ayaa she egay in aysan aqbalneyn go’aanka iyo ganaaxa lacageed ee lagu riday, waxa uuna xusay afha yeenka in xukunkan uu yahay mid hal dhinac ah oon aan sharci aheyn ayna ka qaadanayaan racfaan.

Olole muddo kordhin loogu sameenayo Ma daxweyne Deni oo socda iyo moo shinka…

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Punt land ee u ololaynaya in mudda kordhin loo sameeyo hay’adaha dowladda.

Xildhibaannada ka tirsan xisbiga Kaah uu hoggaamiyo madaxweyne Siciid Deni ayaa si da la xaqiijinayo muddooyinkii dan be Baarlamaanka ka dhex wa day ololaha mudda kordhin ta dowladda.

Mudanayaasha ku biira ya ololahan ay aa marba mark a ka danbaysa sii kordha ya, ka ddib markii sida la sheegay loo samee yay ballan-qaadyo kala duwan.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dha waan la diyaarin doono mooshin lagu ansix inayo mu dda kordhin laba sanno ah oo ma amulka madaxweyne Deni loo same eyo.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ay aa la rumaysan yahay in uu gadaal ka taag an ya hay arrintan, inkastoo uu hore u shee gay in do orashada lagu qabanayo wakhtig eeda.

Funaanad ay laheyd Princess Diana oo lac ag waali ah lagu iibsaday

Funaanadda Princess Diana, ayaa lagu iib iyay $ 1.14 milyan oo doolar xaraa shka Soth eby’s ee New York. Qandaraasku waxa uu dha cay 31-kii Agoo sto, waxaana daqiiqaddii ugu dambeysay ee xaraashka, dalabka ugu sarre eya uu ahaa wax ka yar $200,000.

Sotheby’s waxay ku qiyaastay qiimaha fun aanaddan 50,000 ilaa 80,000 oo doollar. Fu naanaddan ayaa laga helay qol dhisme ah bi shii Maarso. Waxay ku kacd ay qiime ka badan dhowr shay oo kale oo la xiriira Princess Diana oo lagu iibinayay suuqy ada xaraashka sannad ihii la soo dhaafay. Intaa ka hor, baabuur ka ugu qaalisan ee ay lahayd Princess Diana w uxuu ahaa Ford Escort iyada oo la iibiyey 2022, kaas oo lagu soo bandhigay $ 806,000.

Bishii Jannaayo, Kim Kardashian ayaa wa xa ay xaraash ku iibsatay sariirta Princ ess Dia na ee sapphire iyadoo kula wareeg tay qiime lacageed oo gaaraya $203,000.

Naqshadeynta funaanadaha waxaa ba da naa lagu tilmaamaa calaamad muujinay sa booska Diana ee qoyska boqortooyada.

Isha: BBC

Somaliland: Dab xoogan oo ka kacay suuq ganacsiyeedka degmada Wajaale

Dab xoogan ayaa ka kacay suuq gana csiy eedka degmada Wajaale oo dhacda xu duudka Somaliland iyo Itoobiya.

Dabka ayaa durba diiba gaadhay boqoll aal meheradood oo gan acsi, waxaana la ta ca alaya dab damiska deg mada iyo dad ka shac abka ah, sidookale dab damiska Harg aysa ay aa goor dhawayd gurmad ugu ba xay.

Wali dabka ayaa si xoogan u fidaya ma da ama oo anay degmadu lahayn dabdam is xoog an oo u babac dhigi kara dab sidan oo kale u xoogan, isla markaana da dwayn aha ayaa isku dayaya in ay alaaba da ka daad gureeyaan me haradaha uu da bku ku fidayo.

Somaliland hore waxa uga gubtay suuqii Waaheen ee magaalada Hargaysa, kaasi oo gubashadiisu ay dhaqaalaha samayn wayn ku yeelatay, sidookale suuqa Waja ale ayaa ah il dhaqaale oo wayn oo Soma liland ku tiirsan tahay.

Marka laga yimaado suuqyada Somali land sidookale labadii sanno ee u danbays ay waxa gubtay suuqyo badan oo Sooma ali leedahay, sida suuqa Jigjiga, Suuqa Ga arisa, Suuqa Jab uuti iyo ka Muqdisho oo dab qabsaday.

Maraykanka oo ka digay halis uga iman kar ta argagixiso gudaha ama dibadda ah.

Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa ka di gaya inay jirto "khatar aad u sarraysa” oo la xi dhiidha weeraro ka iman kara argagixiso gud aha ah ama kuwo debedda ah sannadka soo socda.Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin cusub oo ay Khamiistii sii daysay Waaxda Amn iga Gudaha ee Maraykanku.

Warbixintan ayaa farta ku fiiqday, waxa ay ku til Shalay fikradaha khiyaal iga ah, tabashooyinka sh akhsiga ah iyo waxa ay ugu yeedhay "fikrado dawlad-diidnimo ah oo ku salaysan isir, qowmi yado ama aragtiyo diimeed”, kuwaasoo inta ba dan lagu wadaago baraha internetka, kuwaa soo dhammaantood u adeegaya inay dhiiri geli yaan kooxo yaryar iyo shakhsiy aad ku sugan gudaha Maraykanka.

Warbixintan ayaa sidoo kale ka digtay in xu bno sarsare oo ka tirsan ururada arg agixisada ee debeddu, sida al-Qaacida iyo ISIS oo kale, Inay doonayaan inay dib u soo ceshadaan sumcaddoodii, iyaga oo raadinaya inay helaan taageerayaal cusub oo qaadi kara weeraro gacan ka hadal ku dhisan.

Warbixinta ayaa ka digtay in kooxaha arga gixisada ee ajnebiga ahi ay u muuq daan inay bartilmaameedsan karaan mee laha uu u jilicsan yahay Maraykanku. "Shakhsiyaad xidh iidh la leh ururada argag ixisada ayaa waxay xii saynayaan inay istic maalaan marinada socd aalka, si ay u soo gaadhaan Maraykanka” ayaa warbixintan lagu sheegay.


QAAR KA MID AH DADKII KU DHINTAY COLAADII LAASCAANOOD EE BULSHADA U ADEEGAY


Sool Intii ay socdeen dagaallada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, waxaa ku naf waayey dad badan oo qaar kood rayid ahaayeen halka kuwa kale ay ahaayeen dhinacyadii hubaysnaa ee dagaalku u dhexeeyay.

Dadkaas ku dhintay dagaalka waxaa ka mid ah qaar ay bulshada taqaanay ama muhiim ah, waxaana ka mid ahaa liiskan hoose.

Abwaan Jaamac Kadiye

Abwaan jaamac

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa bishii hore ku geeriy ooday magaalada La ascaanood, iyadoo la sheegay in uu ku dhintay mada afiic lagu gaara cay magaaladaasi.

Geerida abwaanka ayaa waxa noo xaq iiji yay xilligaas ehelkiisa oo aan kula xiriir nay qad ka taleefanka.

Abwaanka waxa uu taariikh mug weyn ku dhex leeyahay Soomaalida, maadaama noloshi isa inta ugu badan uu ahaa curiye oo gabayada iyo geeraarrada uu tiriyay in badan oo kamida ay gayiga Soomaaliyeed ka caan bexeen.

Haddaba waa kuma abwaan Jaamac Kadiye?

Allaha u naxariistee Abwaan Jaamac Ka diye waxa uu ku dhashay duleedka maga alada La ascaanood , abwaanka waxa uu ku jiray da’a adda 70-meeyada.

Wuxuu ka gabyi jiray idaacdihii Sooma aliy eed ee radio Muqisho iyo radio Harg eysa 1972-dii xilligaasi oo dadku ay si aad ah u barteen.

Abwaan Kadiye ayaa waxa uu gudbin jiray suugaan diini iyo dhaqanba leh oo isugu jirta gabay, guurow, maanyo, gee raar iyo kuwa ka laba, waxa uuna ku hadli jiray luuqadaha Soo maaliga, Carabiga iyo Ingiriiska.

Abwaan Jaamac kadiye ayaa dagaalkii So omaaliya Itoobiya ee 1977-dii waxa uu ka tir iyay gabayo badan oo uu Soomaalida ku wacyi gelinayo midnimo isagoo ku dhii rri gelinayay in ay isku duubnaadaan isla markaana muujiyaan wadaniyaddooda.

Taariikhda abwaan Jaamac kadiye halk an kasii akhriso.

abaddoon Amiir Jaamac Maxamed Mire

Amiir

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

Madaafiic teel teel ah oo subaxnimadii 13 kii Ag oosto ee sannadkan kusoo dhaca yey magaal ada Laascaano od ayaa galaaftay nolosha 4 qof, sida ay markaas noo xaq iiji yeen dad goob joogayaal ah. Sedex qof oo ka mid ah dadka as ayaa la sheegay inay ku dhint een gudaha bakhaar magaalada ku yaalla oo uu mad fac ku dhacay, hal ka nabadoon Amiir Jaam ac Maxam ed Mire uu isna ku dhinta mad fac ku haleelay goobta uu ku sugnaa.

Waa kumaa Amiir Jaamac Maxamed Mire?

Amiir Jaamac maxamed Mire oo lagu naan aysi jir ey Digaale, wuxuu ku dhashay M/Laascaa nood sanadkii 1942 dii. Yar aantiisii wuxuu ku koray miyiga Magaalada, ka dibna wuxuu u soo wareegey mag aalada Laa scaanood oo aabb ihii Maxamed Mire ka mid ahaa dadkii aasaa say maga alada ganacsina ku haystey.

Noloshiisu waxay u badnayd dhinaca ganac siga iyo nabadaynta bulshada Soo malida.

Ganacsigii ugu ballaadhnaa wuxuu ku lahaa magaalada Burco, wuxuu ahaa mil kiilaha Hotel Daalo, dhanka kale wuxuu ka ganacsan jiray xoolaha.

Amiir Jaamac muddadii burburkii dawladdii Soomaaliya wuxuu door laxaad leh ka qaatay dadaalladii nabadeed ee lagu heshiisiinayey be elaha reer woqooyiga gaar aha shirarkii Ceerig aabo oo ah meesha uu ka raacay magaca Ami irku.

Amiir Jaamac wuxuu soo qabtay xilka gudd oomiyaha gobolka Sool sannadihii 1999-2001.

Sanadihii la soo dhaafay wuxuu ahaa nin od ay ah oo laasimay masaajidka, mu xtarimna ka ah magaalada, sida uu noo sheegay qof qaraa badiisa ah.

Amiir wuxuu aabbe u ahaa 13 carruur ah oo kala ha 7 wiil iyo 6 gabdhood.

Cabdifataax Hadraawi Cabdifataax Xadraawi

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

Dadka magaalada Laascaanood ayaa bilow gii sannadkan ka mudaha raadayay dilal kusoo ba tay magaala da, hase aha atee dilkii ugu da mbeeyay ee kacdoonka abuuray wa xa uu ahaa mid loo geys tay nin dhallinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray C abdifataax Hadraawi.

Dad aan heybtooda la aqoon ayaa Cabdifat aax dil u geystay dabayaaqadii bi shii Decem ber ee sanadkii lasoo dhaafay.

Waxa uu ahaa siyaasi saameyn ku leh bulsh ada deegaanka, dilkiisuna waxa uu kiciyay caro aad u weyn.

Halkan ka Akhri Taariikhda Cabdifataax Xadraawi

Sheekh Bide Faarax Caalin oo kamid ahaa waxgaradka iyo Culumada magaalada Laasc aanood ayaa dhamaadkii sannadkii tagay lagu dilay magaaladaas.

Sheekha ayaa ku dhintay rasaas sida la she egay ay ciidamada Somalil and ku fureen dad ka dibad baxayey dilalka Laascaanood laga ge ysto iyo joogitaanka ciidamada Somalilalnd ee Magaaladaas.

Rasaasta ayaa la sheegay in ay sheekha ku qabsatay xilli uu kasoo baxay salaad Jumca ah.Waxaa lagu tilmaamaa in geerida sheekhan ay sii xoojisay diabad baxayada ay shacabka Laascaanood kagasoo horjeedeen ciidamada Somaliland, wuxuuna dilkiisu dhacay ka hor inta aysan dadka deegaanku dagaal toos ah la galin Somaliland.XIGASHO:-BBC

Maxaa ka jira in fiisooyiiinka Poland laga iibinayo dadka Afrikaanka?

Afhayeenka aqalka sare ee baarlam aanka Poland ayaa ugu baaqay dowladda in ay soo bandhigto waxa ay ka og tahay fadeexadda sii xogeysanaysa ee ku aadan in fiisooyiinka ama dal ku galka dalkaasi la kala iibsanayo.

Tomasz Grodzki ayaa sheegay in arri ntani ay wax u dhimeyso sumcadda caala miga ah ee dalka Poland oo ah dal dimuq raadi ah. Daw laddu waxay soo saartay tafa asiil yar laakiin warbixinnada ayaa sheega ya in muhaajiriintu ay bixiyaan lacag dhan ilaa $5,000 midkiiba si ay u dedejiyaan codsiyadooda fiisaha shaqada. Todobo qof ayaa ilaa hadda dacwad la gu soo oogay balse midkoo dna ma aha masuul dowlad eed.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee dalkaasi Piotr Wawrzyk ayaa shaqada laga ceyriyay todobaadkii hore ka dib ee deymaha asi

. Xildhibaanada mucaarad ka ayaa she egay in ilaa 250,000 oo fiisooyin ama dal-kugal ah oo loogu talagalay dadka ka ima anaya Aasiya iyo Afrika si sharci daro ah la gu soo saaray isl amarka naay arrintan shirkado qeyb ka aha ayeen.

Dawladda Pol and way beenisay tira dan, iyadoo sheegt ay in dhawr boqol oo keliya la soo saaray.

Dowladda Ruushka oo dalkeeda ka ceyrisay Diblomaasiyiin Mareykan ah.

Diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda Marey kanka ee Ruushka, oo lagu kala magacaabo Jeffrey Sillin iyo David Bern stein, ayaa lagu amray inay isaga baxaan dalka Ruushka.

War ay so saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa lagu sheegay in diblomaa siyiintan ay muddo 7 maalmood gudahood ah ah ay Ruushka uga baxaan. Sida lagu sheegay qoraalka wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka, Sillin iyo Bernstein "waxay sameey een dhaqdhaqaa qyo sharci-darro ah”

waxayna xiriir la sameeyeen shaqaale hore oo ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Vlad ivostok, Robert Shonov, kuwaasi oo ay sirdo onka Ruushka ku eedeyeen uru rinta macluum aadka ku saabsan howlgala da ciidamada Ruu shka ee Ukraine.

Robert Shonov ayaa ka shaqeynayay safaa radda Mareykanka ee Vladivostok in ka badan 25 sano ilaa Ruushka uu amar ku bixiyay in ceyriyo sanaddii 2021-ka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip