HALKAAN KA KHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Saturday September 16, 2023 - 08:15:04 in Wararka by
  • Visits: 488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA KHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...


Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga Hanti-dhowrka qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud oo ka duu laya xaqiijinta Soomaaliya ku shaqeysa shuruuc iyo xeerar qoran ay aa saxiixay Sharciga Hant idhowrka Qaran ka.

Sharciga cusub ee Ha ntidhowrka guud ee Qa ranka ayaa la jaanqaadaya shuruucda Maareynta maaliyadda guud, Sharciga iibka iyo qandaraasy ada Qaranka iyo Shuruucda kale ee hufnaanta iyo horumarinta maamulka hantida Qaranka

Madaxeynaha JFSMd. Xasan Sh. Maxamuud ayaa u mahad celiyay Guddoonka Gol aha Shac abka iyo Aqalka Sare, Xildhiba annada iyo qubura dii kasoo shaqeeyey sharcigan.

G/Wasiirada oo ansixiyay heshiis yo ay DFS la gashay Sacuudiga & K/Afrika

Shirka 7dlaha ah ee G/Wasiirrada XJFS, oo uu guddoomiyey R/Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ay aa looga hadlay dagaalka Al-Sha baab looga saa raayo dalka, iyada oo lagu meel mariyey heshiis yo iyo is-afgarad ay Dowladda Soomaaliya la ga shay dalalka Sacuudiga iyo Koonfur Afrika.

Kulanka golaha ayaa lagu soo ban dhigay warb ixinno la xiriira amniga dal ka, canshuuraha, isku xirka warbaa hinta ee arrimaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo warbixin la xiriir ta xiriirka soo jiree nka ee ka dhaxeeya dowlada ha walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

R/Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed doorka muuqda ee ay ka qaadana yaan dagaalka Al-Shab aab gaar ahaan haween ka iyo dhallinya rada oo sameeyey abaabul xoog leh oo ay ku muujinayaan in hadda la gaaray xill igii la iska saari lahaa Al-Shabaab , isagoo ugu baaqay ganacsatada inay qaataan doorkoodo cod koodana kor u qaadan.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kul an la qaatay wafdiga walaalaha dalka Jabuuti

Guddoomiyaha G/Shacabka ee BJFS Md.Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay wafdiga wal aalaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo booqasho ku jooga Soomaa liya.

Kulanka qadada ah waxaa go ob joog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee G/Shacabka Md.C/hi Cumar Abshirow, Xildhib aano iyo madaxda kale oo ka soctay J/Jabuuti, oo ugu horeeyo Wasiirka Caadaaladda iyo Diinta ee J/Jabuuti Md. Muumin Xasan Barre, ayaa Gudo omiya ha uga mahadceliyay sida walaltinimada leh ee loogu soo dhaweeyay Muqdisho.

Guddoomiyaha G/Sh/BJFS Md.Sh.Aadan (Ma doobe) ayaa wafdiga walaalaha ee J/Jabuuti, u sheegay in aanu marti aheyn ee ay joogaan dalko oda, waxaana uu xusay in la xoojiyo iskaashiga labada dowladood.

Madaxweyne Qoorqoor oo ka hadlay Qaraxii uu ka badbaaday ee AS ku Weerartay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay qarax Is-miidaamin ahaa oo Shalay Al-Shabaab ay la beegsatay goob ay ku sugnaayeen isaga, Xildhibaano ka tir san DFS iyo saraakiil ciidan.

Qaraxa oo ahaa mid oo loo adee gsaday gaari laga soo buuxiyay waxy aabaha qarxa ayaa waxaa mas’uuliyiinta lagula eegtay tuulada Laas-gacamey oo u dhax aysade gaaada Wisil iyo Bacaad we yne ee gobolka Mudug, waxaana qaraxa uu dhaliyay khasaaro nafeed.

Qoorqoor ayaa beeniyay warar sheeg ayay in uu ku dhaawacmay weerar ismi idaamin ah oo Shalay lagu qaaday Laas-gacaneey, isagoo xus ay in isaga iyo mas ’uuliyiinta kale ee kula sugan degaanka ay bed-qabaan.

Wuxuu intaas kusii daray hadalkiisa Madaxw eynaha Galmudug in weerarka lala hortagay oo la fashiliyay, waa sida uu hadalka u dhigay Madaxw eynaha oo tacsi u diray Askar ka tirsaneyd ilaal ada Madax tooyada Galmudug oo ku naf-waayay qaraxa.

Shalay waaberigii ayay ahayd markii Alshab aab ay gaari lagasoo buuxiyay waxy aabaha qar xa kusoo weerareen degaanka Laas-gacaneey, halkaas oo farriisin u ahayd Madaxweyne Qoor qoor iyo masu uliyiin kale.

Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad oo katirs anaa xubnaha Qoorqoor kula sugan degaankaan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dhaawac gacan ta ah uu soo gaaray, halka Senator Cabdiqeybdiid uu sheegay in madaxa uu dhaawac kasoo gaar ay.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliy ada qar axii Is-miidaaminta ahaa ee Shalay lagu weeraray tuulada Laas-gacamey oo u dhaxaysa degaaada Wisil iyo Bacaadw eyne ee gobolka Mudug,

Sheekh Shariif oo ka hadlay geerida dhaliny aradii isku dhigtay qaraxa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa ka hadlay labadii wiil ee Shalay fa shiliyey, kuna geeri yootay qarax ay Shabaab doo nayeen inay ku dilaan Madaxweyne Qoor Qoor iyo xildh ibaano heer federaal ah.

Sheekh Shariif ayaa sheegay in wiila shaasi ay yihiin shuhaado ka soo baxay kaalintii looga baa hnaa, isagoo xusay muh iimadda ay leedahay in qof kasta looga baahan yahay in meeshii lagu aadiyo uu sidaas oo kale waajibkiisa uga guto.

"Labada wiil ee ku shahiiday Galmudug waxay muujiyeen sharaf iyo dadnimo, inay ogolaadaan in naftooda ay go’do si naf kale ay u badbaadiya an, waa arrin aad u qiimo ba dan,” ayuu yiri Sh.Shariif.

Shariifka ayaa sheegay in nafhurnimada ay sameey een wiilashaas ay muujineyso in dadka Soomaal iyeed ay soo gaareen heer ay xaqiiji karaan dan ahooda, isagoo caafi maad u rajeeyey dadkii ku dhaawacmay weerarkaas.

"Wiilashaas ugu yaraan waxay heli kare en in ay cararaan, laakiin ma cararine jilib ka ayey aas teen, waxayna ka tageen sha raf, cadowgii waa u diideen inuu gaaro had afkiisa, marka qofkii doo naya inuu wanaag sameeyo waqti ayuu heystaa, wax badan ayaa la qaban karaan ee qof kasta me esha uu ku aadan yahay haka guul keeno,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Sheekh Sha riif.

Gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa ayey Shalay Al-Shabaab ku weerareen ciidamada dow ladda iyo masuuliyiin ku sug an deegaanka Laas-gacamey ee gobolka Mudug.Qaraxa oo ciidanku ay isku dayeen inay fashil iyaan ayaa ku soo dhawaaday guri ay deganaaye en Qoor Qoor, Cabdi Qeybdiid iyo Cabdisalaan Dhabancad, wax aana 3-daas masuul ku soo du may gurigii ay ku jireen.

Madaxwyne Qoor Qoor, Senator Cabdi Qeybd iid iyo Xildhibaan Dhabancad ayaa Shalay lagu qaaday diyaarad ciidan, sidoo kale askartii dhaa wacyadu soo gaareen ay aa loo qaaday Muqdisho. Deegaanka Laas-gacamey oo qaraxa asi uu ka dhacay ayaa 9 KM u jira magaalada Ba caadweyn oo Xalay ay ciidanku ku sii dhawaad een, berina la qorsheynayo inay gudaha u galaan.

R/Wasaare Xamsa oo sheegay in xilli dhow So omaaliya ay noqon doonto meel ka caaganar gagixisada

R/Wasaaraha XJFS Md Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay um madda Soomaaliyeed go’aansadeen in ay iska dulqaadaan culeyska argagixisada Khawaari jta ah ee diidan nabadda iyo horumarka.

R/Wasaaraha ayaa hadalkaan ka sheegay mu naasabad lagu soo bandhigaa yey Filim ka hadla yey marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay geeddi soco dka dowlad-dhiska Soomaaliya.

Mudane Xamsa ayaa intaa ku daray in xilli dhow ay Soomaaliya noqon doonto meel ka caag gan argagixiso, waxuuna bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo cudurrada daashaday dalk eenna ee ay ka mid yihiin argagixisada, qabya alad da iyo musuq-maasuqa.

R/Wasaaraha ayaa uga mahad celiyey Dowlad da iyo Shacabka J/Jabuuti kaalintoodii lama ilaaw aanka ahayd ee ay ka qaateen dhismaha Dowlad Soomaaliyeed oo mar kale taabba-qaadda.

R/ Wasaaruhu waxa uu tilmaamay in Jabuuti ay tahay sokeeye maal iyo maskaxba galiyey sidii ay Soomaaliya dib ugu soo kaban lahayd, kaddib burburkii Qaranka gaaray, isaga oo hoosta ka xar iiqay in Dowladnimada casriga ah ee uu Shalay le eyahay dalkeennu ay abaalke eda leeyihiin dadka reer Jabuuti

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda oo xab si 15 sano ah ku xukuntay labo nin oo basaas u ahaa Shabaab

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soo maaliya ayaa Shalay oo khamiis ah waxay 15 sa no oo xabsi ah ku ridday labo nin oo basaasiin u ahaa kooxda Alshabaab.

Axmed Xasan Baariyow iyo Aadan Max amed Qosl aaye, kuwaas oo Alshabab ku kala biiray 2012 iyo 2020-kii, ayaa xeer ilaal inta maxkamadda waxay sheegtay in ay ahaaye en Jawaasiis soo hubiyo dilalka iyo weerarada ka dhaca Muqdisho illaa iyo Ceelasha.

Labadaan nin ayaa kamid ahaa dadka isticm aala waxyaabaha maanka dooriyaha sida Xashii shka. Axmed Xasan Baariyow oo shaqadan soo hay ay muddo 10 sano ah ayaa xeer ilaalinta maxka maddu sheegtay inuu Qoslaaye ku qanciyay inuu la qabto shaqadan. Hay’adaha sirdoonka ee dowladda ayaa horey u sheegay in Alshabaab ay adeegsadaan dadka maandooriy aha istic maala, iyagoo uga faai'days anaya daruufa ha ay ku sugan yihiin.


W/Arrimaha Dibadda XFS oo ka war bixisay xaaladda Soomaalida ee ku sugan Ma rooko iyo Liibiya

Xoghayaha joogtada ah ee Wasa aradda Arr imaha Dibadda XFS Md. Xamsa Aadan Xaadow ayaa ka warbixisay xaaladda muwaadiniinta Soo maaliyeed ee ku nool ama ku sugan dalalka Mar occo iyo Libya oo ay ka dhaceen dhibaatooyin bini’aadanimo oo ay sababeen dhulgariir iyo duufaado kale.

Xoghayaha ayaa sheegay in Dowladda Soom aaliya ay dhambaallo isugu jiray tacsi iyo garab ist aag u dirtay maamulka Dalka Marooko iyo Liibiya oo ay wajaheen dhibaatooyin ka dhashay dhulga riir iyo fatahaado kale.

Md. Xamsa Aadan Xaadow ayaa xusay in Safaaradda Soomaaliya ay booqatay goobaha ay ka dhace en dhulgariirka ,isa goo intaa raaci yay in aysan jirin jaaliyad Soomaaliyeed oo dhiba atooyin ka soo gaareen masiibooyinkaasi.

Sidoo kale, Xoghayaha ayaa sheegay in masi ibooyinka ka dhacay Liibiya ay ka badbaadeen dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi.

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arri maha dibadda XFS Mudane Xamsa Aadan Xaa dow,waxa uu ka codsaday dadka Soomaaliyeed ay la soo xiriiraan wasaaradda,gaar ahaan haddii ay jiraan dad dhibban oo ku sugan dalalkaasi.

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo gaaray Maxaas kana bilaabay abaabul dagaal

Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliy eed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo saraak iil la socota ayaa Shalay gaaray degmada Maxa as ee gobolka Hiiraan, halkaas uu durba ka bilaab ay abaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Al Shab aab.

S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa degma da Maxaas kula kulmay xildhibaan no katirsan ba arlamaanka federaalka, gu ddoomiyihii hore ee G/ Hii raan Cali Jeyte iyo saraak iil milatari iyo kuwa dadka deegaanka.

Taliyaha ayaana kala hadlay masuuliy iinta iyo saraakiisha uu la kulmay sidii loo bilaabi lahaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al Shabaab ee ku su gan bariga gobolka Galgaduud, gaar ahaan howlg alka ku wajahan degmada Ceelbuur iyo deegaan n ada hoostaga.

Waxa uu taliyaha warbixino ka dha geestay xil dhibaannada katirsan baarlam aanka federaalka ee Maxaas iyana u jooga abaabulka dagaalka iyo saraakiisha ciidan ka, waxa uuna u sheegay in do wladda diy aarisay howlgal saf balaaran oo ka dhan ah Al Shabaab.

Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan waxaa ku diyaarsan ciidamo badan oo katirsan milatari ga Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka , waxa ayna ciidankan sugayaan in ay qaadaan howlgal lagu xureenayo Ceelbuur iyo deegaannada hoos taga.

Xildhibaano ka tirsan 2da Aqal ee BFS oo kor meer dhiirigalin ah ku tagay furimaha dagaal ka ee Galmudug

Xildhibaano ka kala tirsan labada Aqal ee baa rlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddoomi yaha gobolka Galgaduud ayaa furimaha dagaal ka, gaar ahaan deegaanka Bul acle ugu tegay ciidamada xoog ga dalka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jira Khawaari jta. Xildhibaanada ayaa ciidam ada gees iyaasha ku dhiirigeliyey dagaalka ay dal ka kaga xoreynayaan Khawaarijta, wax ayna furi nta ugu geeyeen xoolo nool, iyagoo ka balan-qa aday in deegaan kasta oo cadowga ay ka xoreey aan ay uga daba-tegi doonaan.

Xildhibaanadaan oo kala ahaa Senator Cabdix akiin Macalin Axmed, Senator Zamzam Daahir, Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud iyo Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed, waxaa kormee rkooda ku wehliyey guddoomiyaha gobolka Galg ad uud Cilmi Cali Ganey.

Sidoo kale masuuliyiintii iyo saraakiishii ay dee gaanka Bulacle ugu tageen waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha caasimadda Dhuusamareeb Mac alin Cabdiraxmaan Geedaqorow, Jeneraal Aadan Abshir La ba-afle, Korneyl Cabdiraxmaan Cilmi Xoro gaay iyo saraakiil kale oo ciidanka .

Madaxweyne Qoor-qoor” waxaan ballan qaade ynaa in Khawaarijta laga weyn doono Gal-mudug”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmu dug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor oo Shalay la hadlay warbaah inta qaranka ayaa shee gay in si xooggan uu u socdo dagaalka looga hor jeedo koox aha khawaarijta ee ku sugan goobaha fara kutiriska ah ee deegaanada Galmudug.

Madaxweynaha galmudug ayaa cadde eyay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowa an arki doona an Guulo waaweyn oo laga gaaro dagaalka kha waarijta.

"furimaha dagaalka ayaan ku sugan na hay ,waanna joogi doonaan ilaa la cirib tiro khawaarijta” ayuu yiri madaxweynaha Galm udug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galm udug Md. Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa shacabka La wadaagay in laga hortagay weerar fulaynimo ah oo koo xdaasi ay fuliyeen,isagoo int aa raaciyay in aysan jirin wax dhibaato ah oo soo gaaray isaga iyo xubnihii kale.

Dhanka kale,Madaxweynaha Dowlad gobolee dka Galmudug Md.Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in billad geesinimo ay mudan yihiin Axm ed C/dir Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xasan oo Shalay naftooda u huray badb aadinta madaxda Galmudug, xildhibaanno federal ah iyo saraakiisha ku sugnaa dee gaanka Laasgacame ey oo ka tirsan Galmudug.

Billaddaan ayaa ah abaalmarinada heer ka ugu sareeya ee geesinimada, waxaana D/Galmudug ay si buuxda u kafaala qaaddey qoyska iyo ub adkii ay ka tageen naftood hurayaashaasi.

Maamulka Galmudug ayaa waalidka dhalay mar xuumiintaasi uga mahad celiyay waddan jacaylka ay wiilashooda ku barba ariyeen.

Falka ay geesiyaashaasi ku dhaqaa qeen wu xuu cashar u yahay cadawga khawaarijta ee ku soo duulay dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri qpraal ka soo baxay D/Galmudug.

DFS oo shaacisay magacyada horjoog ayaal Shabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Sh/dhexe

Dowladda Soomaaliya ayaa Shalay waxay shaacisay tirada horjoogeyaal Alsha baab ah oo ku geeriyooday hawlgal qor shaysan oo ay ciidan ka dowladda iyo saax iibada caalamka ka fuliyeen deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan degmada Ruun-Nirgood.

Howlgalkan oo dhacay 12-kii bishaan, ayaa la gu burburiyay gaari nuuca loo yaqa anno Nooh ada kaas oo ay saarnaayeen sida ay dowladdu sheegtay, horjoogeyaal iyo maleeshiyaad katirsan kooxda Alsha baab.

DFS oo kaashana ysa shac aba iyo saaxiibada caalamiga ah waxay sheegtay inay ka go’an tahay ci ribtirka Alshabaab, iyada sheegtay in hor joogeyaasha Alshabaab lagu bart ilm aameedsanayo goob kasta.

Waa kuwaan qaar kamid ah magacy ada horjo ogayaasha Shabaab ee Dowlad du sheegtay in la gu dilay howlgalkii Gumar ka Cosobow Cali.

1. Salaad Dheere, horjoogaha lahaa go’aanka jabhadda G/Sh/Dhexe, waxa uu horay u soo noq day horjooge ku xigenka jabhadaha G/Galgadud.

2. C/hi Ciilow, waxa uu ahaa horjooge kooxe ed Shabaab ah, waxaana ka amar qaadanayay in ka badan 300 oo maleeshiyaad ah, kuwaasi oo ka tirsanaa waxa ay ugu yeeraan Jabhadda Shabeel laha Dhexe.

3. Shucayb, waxa uu ahaa horjoogaha daba galka Horjoogeyaasha iyo Shabaabka ka hawlgala G/Sh/Dhexe. 4. C/hi Xuseen Qodax "Ca /hi Madoobe” oo magaciisa afgarashada ahaa Ca bdikariin, waxa uu ahaa sida ay dowladdu sheeg tay, horjoogaha qaraxyada G/Sh/ Dhexe, waxa uu sidoo kale ka hawlgali jiray Galgaduud.

5. Bagaax, waxa uu ahaa horjooge Koox Shab aab ah oo loo diyaariyay in ay weerarro ka gayst aan deegnaannada, Daaru-nimca iyo Cali-heel.

6. Saylici, waxa uu ahaa horjooge hoos aad ka tirsan qaybta faafinta marin haba abinta Shabaab ee Alkata’ib waxa uuna hoostagayay Horjooge Yoonis oo ah ninka ugu sarreeya qaybta samayn ta iyo faafinta farriimaha Alshabaab.

7. Axmad Maxamed oo loo yaqaanay Xerow iyo Nadiir, waxa uu ahaa horjoogaha loogu yeero gurmadka oo ay u diyaariyeen gobollada Hiiraan iyo Galga duud, ilaa 2009-kii ayuu ka soo tirsanaa Alshabaab isaga oo ka soo hawlgalay meelo kala duwan oo ay ka mid yihiin Muqdisho iyo Hiiraan.

Ciidanka booliiska oo bad baadiyay nolo sha labo wiil oo halis ku jiray

Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ah aan kuwa ilaalada xeebaha ayaa Shalay duhurkii ku guuleestay in ay soo bad baadiyaan nolosha la bo wiil oo la she egay in baddu qaaday xilli ay da baa lanayeen

War kasoo baxay booliiska gobolka Ban aadir ayaa lagu sheegay in labadan wiil baddu ka qaa day agagaarka Akademiyada ciidanka booliiska ee Kaahiye, gaar ahaan agagaarka Isbitaalka Yar dimeli.

Booliiska ayaa lagu soo war-galiyay labada wiil ee baddu la tagtay, waxaana ciidamo katirsan booliiska ilaalada xeebah a oo doon watay ku guuleeste en in ay si deg deg ah ugu gurmadaan una soo bad ba adiyaan labadan wiil ee baddu qaaday.

Ciidanka booliiska ayaan soo saaray labda wiil ee baddi qaaday, waxa ayna booliiska wiilashaasi ku wareejiyeen ehe lkooda, booliiska ayaa sidoo kale soo helay wiil kale oo geeriyooday ,kaa oo ay sheegeen in badda horey u qaaday.

Muddooyinkii dambe waxaa soo bad anaya dhallinyarada badda u taga dabaa sha ee ku dhin ta, waxaana xeebaha qaar ee dhallinyarada u da baal-tagaan ka jira qataro nolosha dhallinyaradasi halis galin kara.

Xildhibaanadda Soomaaliyeed ee u taagan tart anka Madaxweynaha Baarl amaan ka Aduunka oo ka hadashay rajadeeda

Xildhibaanad Marwo Bashiir oo ka tirsan Baar lamaanka FS ayaa si faahfaahsan uga hadashay waxya abaha ku dhaliyay iney u tartanto qabasha da xilka madaxweynaha Baarl amaanka Adduunka oo sanadk aan ay u tartamayaan 4 gabdh ood oo Afrika kasoo jeeda.

Xildhibaan Marwo Bashiir oo wareysi siisay BBC-da ayaa sheegay iney tahay gabar khibrad ku filan leh, taasina ay keen tay iney isu soo taag to tartankaan, islamar kaana ay ka mid noqotay af ar gabadhood oo laga soo xushay dhamaan gab dhahii codsiyada wada dirsatay.

"Aniga waxaan arkay inaan qaban karo xilkaan Alle ayaa igu soo duway, shaqsi ahaana waxaan ahay ruux qibrad fican leh oo u qalanta in boos kan ay u tartanto" ayay tiri Xildhibaanad Marwo Bashiir.

Xildhibaanad Marwo ayaa sidoo kale sheegtay in rajada ay ka qabto iney ku guuleysato tartanka an uu yahay mid aad u wanaagsan, iyadoona xus tay in dalal badan ay ka heysato rajooyin wanaa gsan oo ay ku taageerayaan olalaheeda, sida dal ka Jabuuti iyo dalal kale oo ka tiraan kuwa jaama cdda carabta, waa sida ay hadalka u dhigte Xil dhibaanad Marwo.

"Ololaha waxaa ila qabanayay Sooma ali oo dhan, meelkasta oo ay joogaan. Dab can Djibouti waa waddankeygii koobaad, maadaama aan Af Soomaali ku wada had layno rajadeena aad ayay u fiicanntahay" ayay tiri Marwo Bashiir.

Si kastaba ha ahaatee sanadkaan wax aa qa bashada xilka madaxweynaha ee Baarlamaanka Adduunka, si gooni loogu xiray haweenka Africa, taasoo fursad gooni ah siiyay gabdhaha Xildhiba anada ah ee Marwo ka mid tahay Marwo iney u soo istaagaan tartankaan.

Afarta gabdhood ee u tartami doona xilk aan ayaa kasoo kala jeeda dalalka Sooma aliya, Sen igal, Tanzania iyo Malawi.

Gabagabadii kulankii Dorraad ee Golaha Sha cabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xildhibaa nadu waxay ku ogolaadeen in gunooyin ay ka jar aan mushaarkooda oo ay ku garab istagaan Xil dhibaanadda u ta agan tartanka madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka Xildhibaanad Marwo Ba shiir.

Xildhibaano ka tirsan 2da Aqal oo war murtiye ed ka soo saaray socdaal ay ku tageen M/ L/caanood

Xildhibaano ka tirsan 2da aqal ee baarla maanka oo booqasho ku tagay magaalada Laas caanood, ayaa xaqiijiyay in magaaladu tahay nab ad iyo xasilooni, iyagoo u gu baaqay hay’adaha sa mafalka inay ka howlgal laan.

War saxaafadeed ay soo saareen ayay ku she egeen intii ay joogeen magaalada Laascaanood inaanay ku arag wax qalqal amni ah, ama arrimo argigixisinimo, iyagoo sheegay maamulka SSC- Khaatumo inuu si buuxda ugu guulaystay nabada iyo xasilinta bulshada.

Xildhibaanada labada aqal waxay baaq nabade ed u direen Somaliland, si looga fogaado colaad dambe oo uu dhiig ku da ato. Waxay sidoo kale DFS ugu baaqeen inay doorka ka qaada to ka hor tagga colaad dambe oo ka dhac da magaalada Laascaanood.Dhawaan, Somaliland ayaa shee gay in magaalada Laascaanood ay soo galeen illaa 600 askari Shabaab ah oo uu horkaca yo sar kaal lagu magacaabo Fu’aad Shan

Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda.

Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sanoah ah Khawaarijta ka tirsa naa ayaaisku soo dhiiiibay Ciidanka xoo gga dalka ee ku sugan gobolka Bakool.

Horjoogahaan oo Khawaarijtu ugu ye erto Malaaq UK ayaa u qaabilsanaa daaw eynta male yshiyaadka, waxaana uu ku shee gay sababta uu uga soo baxay in ay tahay in khawaariijta meel kasta oo ay joogaan ay ku sii badaneyso cabsida ,isla markaana uu yi mid kala shaki badan oo dhexdooda ah.

Qofkii latuhmo waa la qaarijinaa sidaas darte ed ayaan anigoo ka faaideysanaya Cafiska dowla dda uga soo baxay ayuu yiri Yuusuf Malaaq.

burcad dhibaatooyin gaystay oo la soo qabtay

Masuuliyiin iyo Saraakiil ka tirsan maamulada Matabaan,Guri-ceel iyo Geri-jire ayaa wada jir shir jaraa’id ay u qabteen waxay kaga hadleen burcad dhawaan dhibaato ka geysatay duleedka Matabaan.

Madaxda iyo Saraakiisha warbaahinta la hadlay ayaa daboolka ka qaaday in gacanta lagu soo qabtay afar burcad ah oo dhibaato ka gaystay deegaanka Bacda ee hoos tagta M/ Matabaan G/ Hiiraan.

Kooxahaani burcada waxay ra saas ku fureen gaari dad shac aba ay saarnaayeen kadibna waxay u baxsadeen dhanka Itoobiya.

Mid ka mida masuuliyiinta hadashay ayaa she egay in la soo qabtay eedeysan ayaasha kuwaas oo deegaanka Bacda dhibaato ka gasytay "cid kasta oo danbi gashay sharciga ayaa la horkeena ya mana aqbali karno in nqof danbiile uu si caadi ah u sii joogo deegaanaadii uu dhibka gayst ay”ayuu yiri mid ka mida masuuliyiinta. Madax daan waxay uga digeen qof kasta oo fal nuucaa na ku dhaqaaqda inay mari doonto shar ciga.

MAXAAD KA TAAANAA HALGAMAA: XAAJI FAARAX CALI CUMAR?

1.Maxaan ka naqaan?. 2.Maxaan Anigu ka aq aan?. 3.Maxaad Adiguna ka taqaan Xaaji Faarax Cali Cumar AUN? . 1.Maxaan ka naqaan? Xaaji Faarax Cali, waxaa uu dhashay Sanadkii 1907, waxa uu ku dhashay Magaaladda Jamaame, in kasta oo qoraalo aan badneyn ay leeyihiin Hobyo ayuu ku dhashay.Waxaa uu ku barbaaray Ma gaaladda Shalaanbood ee Gobalka Sh/Hoose oo Qoyskiisu ay muddo deganaayeen.

Markii Hooyadii Geeriyotay isaga oo yar, ay uu muddo gaaban Aaday deegaan ka Mudug oo Waalidiintiis ay ka soo jeedeen, Kadibna, waxa uu u soo wareeg ay Magaalda Mogadisho si uu iskii ugu shaqeysto, waxa uu deeq waxbarasho ka he lay Al-azhar Qaahira, waxaa uu Guurs aday Mar wo: Caasha Samatar, waxa ayna isku dhaleen 3 Gabdhood oo kaiya oo kala ahaa, Fadumo, Xali mo iyo Dahabo.

waxa uu ka mid ahaa Halgamayaashii Xisb igii Gobanima doonka ee SYL oo uu ku biiray Sa nadkii 1944.Kadibna, SYL ayaa u wakiilatay maamulii AFIS ee Goba nimo gaarsiinta 1952-1956, si uu uga ilaaliyo Talyanigu in ay ku xadg udbaan Heshiiskii UN-tu u waliilatay Talyaaniga ee Xuriyad gaarsiinta. Xuriyadda ka hor iyo Kadiba waxaa uu qabtay Xilal heer Qaran ah sida Xildhibaan Qaran oo la ga soo doortay Magaaladda Marko, Wasiir, R/W xigeen 1955 iyo Xilaal kale. 2.Maxaan Aniguna ka aqaan ?. Waxa an xasuustaa Wadada loogu mag ac daray Xaji farax ee Deg.Shibis ee dhinac marto Ex-Bar FIAT.

Halkaa oo wax badan aan ku lugeeyay. Waxaa kale oo aan ku xasuustaa, Waxa uu ahaa Qofkii 1960-kii, ka taagay Calanka Somalida Xarunta UN-ka ee New York City, waxaan dhageeystay Khudbadii uu ka akhriyay Xarunta UN-ka, maalin taa oo aan Xubin buuxdo ka noqonay Midowga Dowladdaha la aqoonsan yahay ee Caalam ka. Isaga oo leh Calankaani waxa uu matalaa 5ta Somali.

Calankaa oo la sameeyay 1954tii, Halkii ugu Horesay ee si rasmi ah looga taag ayna ay aheyd Magaalada Hargeysa 26/ June/1960-kii.

Aniguna, Waxaan tagay dhowr iyo 40 Sano ka dib, halkii uu Xaaji Faarax Calanka ka taagay, Cal ankaa oo aan Marna laga dajin halkii uu suray xat ta Mudadii aan Dowlad la’aanta aheyn oo aynan jirin Cid UN-ta nagu mataleeysay.

(F.S: 1-4aad) 3.Adiguna maxaad ka taqaan?

FG:wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar. Qore:- Yahya Amir .

Xogta gaari sahay u siday Al-Shabaab oo la qabtay

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa Shalay gacanta ku dhigay gaari Home ah oo sahay u siday Shabaab-ka ku jira howdka D/Ruun-nirgood ee G/ Sh/ Dhexe.

Gaarigaas ayaa lagu qabtay aagga deegaanka Nuur-dug le, xili uu u socday dhanka degmada Ruun-nirgood, hal kaas oo ciidamada dowlad da ay ku adkaatay inay Shabaab ka saara an, ma adaama ay tahay dhul howd ah.

Gaarigaan ayaa siday Daawo, cuntooyin fudud, sida Buskud, Timir, Caanomaraaci iyo agabyo ka le oo sahay u noqon kara dagaalyahanada koox da ee duurka ku jira.

Sidoo kale gaariga la qabtay waxaa la xaqiijiy ey inuu sida ku dhawaad 20 jirgaan oo Shidaal ah, kuwaas oo lagu hoos qariyey alaabta kale, bal se ciidanka ayaa dhulka dhigay dhamaan wixii ag ab saaraa gaariga.

Saraakiisha ciidankii qabtay gaariga siday ag abkaan loo waday Al-Shabaab ayaa sidoo kale sheegay inay ogaadeen in gaarigu uu alaabo kale u siday dad aan ka tirsaneyn kooxda oo shacab ah, taas oo ku kaliftay inay ka reebaan agabkii ay uga shakiyeen inay Shabaab isticmaali karaan, ka dibna ay sii daayaan gaarigii.

Kooxda Al-Shabaab ayaa wajaheysa dagaal adag iyo go’doomin ay ku hayaan dowladda iyo shacabka hubka qaatay, taas oo sababtay inay wax sahay ah waayaan Shabaab-ka ka dagaala ma Galmudug.

Halka ay iska galaan G/Sh/ Dhexe iyo Galga duud oo gaariga sahayda siday uu u socday wax aa la sheegay inay buuxaan male eshiyaad iyo saraakiil Shabaab ah oo qaba dhaawacyo ka soo gaaray dagaalo toos ah iyo duqeymo ay dowla ddu u geysatay. Muuqaal laga soo duubay agab ka uu siday gaariga la qabtay wuxuu muujinayaa in daawooyinka loo isticmaalo dhaawa cyada ay ku badan yihiin, gaar ahaan kuwa dhiigjoojinta iyo qalajiyaha, daawooy inkaas oo la rumeysan yahay in loo waday Al-Shabaab. Ciidamada ayaa deegaanka Nuurdugle ku dejiyey agabkaas, ka dibna waxay iska fasaxeen gaarigii siday, maada ama uu sahay kale u siday dad la xaqiijiyey inay

shac ab yihiin.


C/C Shakuur oo laba arrin ku sifeeyey shahi idnimada dhalinyaradii isu dhigtay…

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdisha kuur ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadl aayo geesinim adii ay Shalay muujiyeen labo wiil oo ka mid ahaa ilaalada Madaxwe ynaha Galmudug, kuw aas oo ku shahiiday qarax ay isku dhigeen, si aan loogu dhib aatey Qoor Qoor, Cabdi Qaybdiid iyo Xildh ibaan Cabdisalaan Dhabancad.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ay aa qoraalkaan ku sheegay in wiilasha asi ay laba jeer shuhado yihiin, isa goo ku tusaaleeyey inay dileen nin Khawaarij ah, isaguna uu iyaga dilay.

"Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud iyo Maxam ed Cumar Xirsi labo jeer ayey shuh addo yihiin si da uu Xadiiska Suubanaheena (SCW) sheegay ee ahaa "Ruuxii ay khawaarijtu dilaan waa shah iid, kii iyaga dilana waa shahiid”, geesiyaasha Shalay bixiyiyay wixii ugu qaalisanaa oo ahaa naf tooda, nati-halaagihii khawaarij-ka ahaa waa dil een, isaganu wuu dilay iyaga,” ayuu yiri CC Shak uur.

Wuxuu sheegay in weerarkaas la fila karay, laakiin sida wiilasha ku shahiiday ay uga hortage en ay tahay xeelad cusub oo weerarrada ismiid aaminta ah looga hortagi karo, si qasaaraha loo yareeyo.

"Weerarkii ismiidaamiska ahaa ee naftii halli gaha Khawaarijta ka tirsanaa uu ku bar tilmaams aday Madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Ka arire (Qoorq oor), Wasiir Axmad Xasan Aadan, Xil dhibaan C/salaan Xaaji Axmed (Dhabancad) iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybd iid) waa mid mar kasta la filan karay, waxa ase ugub ah in markii xabad kasta lagu joo jin waayey gaarigii buruufta ahaa ee naftii haliggahu qaraxa ku watay ay labo geesi oo ka tirsan ciidanka qaranka si naf hurn imo leh gaari kale kaga horgeeyeen,” ayuu yiri C/C/ Shakuur.

Jimcihii Shalay dadka Soomaaliyeed waxay aad uga faaloonayeen sida Axmed iyo Maxamed ay naftooda ugu horeen masuuliyiintii ay ilaalinay een, iyadoo aad lo ogu duceeyey, si gaar ah dad ka isticmaala baraha bulshada ee Internetka.

Labadaan wiil oo darawal iyo gaandheri ka ah aa gaari Cabdibile ah ayaa ka hor tegay oo rasa as la dhacay kadibna isku dhigay ninkii Shabaab ka ahaa ee waday gaariga lagu soo raray qaraxa oo ahaa nooca aysan xabadu karin.

Madaxweynaha Galmudug, Senator Cabdi Qe ybdiid iyo Xildhibaan Cabdisala an Dhabancad oo dhaawacyo fudud ay ka soo gaareen qaraxaas, kadib markii uu ku dumay gurigii ay ku jireen ayaa loo qaaday Muqdisho.

Ciidamada ku sugnaa deegaanka Laas -gac amey ee Shalay qaraxa lagu weeraray ayaa qor sheynayey in Shalay ay xoreey aan magaalada Bacaadweyn, balse qor shahaas waxaa dib u dhigay qaraxii dha cay.

Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa ayaa Caasimada Online u sheegay in Shalay ay ka ruu qaansadeen deegaanka Laas-gacamey oo berri ay la wareegi doonaan magaalada Bacaadweyn oo caa wa kaabiga ay ku hayaan Insha Allaah.

xigasho:-caasimadda.net

Faysal Cali Waraabe oo si kulul uga had lay waftigii ka socday DFS ka ee Laascaanood tagay

Guddoomiyaha xisbiga mucaa radka Soma liland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shee gay in Somaliland ay qaado doonto talaabo ay xuduudaheeda ku sugayso. Faysal oo ka fal-celiyay wafti iskugu jira wasiiro iyo xildh ibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya oo soc daal 2 cisho ah ku tagay Laascaanood ayaa she egay in Somaliland dhawaan ay talaabo ka qaadi doonto Laascaanood.

"Waftiga Muqdisho ka yimid ee Laasca anood yimid waxba ka badali maayaan xuduudaha caal amiga ah ee Somaliland, riwaayada iyo farxada badanina waxay isku badali doontaa ilmo iyo mur ugo" ayuu yidhi Faysal.

Guddoomiyaha oo hadalkan ku baa hiyay bar tiisa Twitterka, ayaa sheegay in Somaliland ay dhawaan sugi doonto ama anka xuduudaheeda, sida uu hadalka u dhigay.

"Somaliland dhawaan way iska saari doonta kuwa soo duulay ee naxariis laaw eyaasha ah, wa xayna sugu doonta ama anka dhamaan xuduu da heeda inshallah" ayuu yidhi Faysal.

Warsaxaafadeeda ay soo saareen waft iga dowlada Soomaaliya ka socda ee Laas caanood tagay, ayaa lagu sheegay in ay haboontahay in laga fogaado dagaal dan be oo ka dhaca gobolka Sool.

"DDS" DFS ka ma yeelidoonno in Masiirkeen na lagu xiro dadka Hargeysa ku nool

Hoggaamiyaha maamulka SSC- Kha atumo, Cabdiqaadir Axmed Aw- Cali Fidhiye ayaa DFS ugu baaqay in degaankiisu uu helo xaquuq diisa Soomaalinimo.

Hoggaamiye Firdhiye ayaa sheegay da gaalkii Laascaa nood ka dhacay inuu salka ku hayay labo aragtiyood oo kala ah, aragti midnimo doon ah iyo aragti gooni goosad ah.

Hoggaamiyuhu wuxuu sheegay dadkii su iyo degaankiisuba inay muddo dheer halgan ugu jir een in aan dalka lakala goyn, wuxuu sheegay dad ka Soomaaliyeed in looga baahan yahay inay difaacaan oo ay la wareegaan ilaalinta midnimada dalka.

"Annaga qibladdayada siyaasiga ah waa Muqd isho. Waa caasimadda qaranka Soomaaliyeed. Waxaan ugu baaqayaa ma daxda DFS in dadkan aysan ka qaadin xuquuqdii muwaadin oo ay ku la haayeen qaranka Sooma aliyeed. Mid ma dhici do onto in masiirka dadkan loo sadqeeyo dadka ku dhaqanka Waqooyi iyo Hargeysa,” ayuu yiri Hogg aamiye Firdhiye

Hoggaamiye Firdhiye wuxuu sheegay Muuse Biixi iyo maamulkiisa inay duullaan kusoo yihiin Laascaanood.

Wuxuu diray baaqiisii ugu dambeeyay, isagoo sheegay in ay jawaab adag ka bixin doonaan duul laanka kaste oo kaga yimaada Somaliland.

"Xalay waxaan jeedinayaa baaqii ugu dambee yay ee aan ujeedinayno dadka aan deriska nah ay, oo aanu leenahay, nabad galyaa idiin haynaa, duullaan idinkuma ahin, dhulkayagaa joognaayee kiina ha idin ku filnaado,” ayuu yiri hoggaamiyaha SSC.

Hadalkaan ayuu hoggaamiyaha SSC- Khaat uma ka sheegay kulan uu Habeen hore M/ Laas caanood kula qaatay xildhibaano ka socday laba da aqal ee baarlamaanka, kuw aas oo Dorraad safar ku tagay M/Laas caa nood.

Africom Oo Ka Hadlay, Hawlgal Ay Dad Rayid Ahi Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay

Ciidamada Maraykanka ayaa sheeg ay inay kaalmo u fidiyeen hawlgal ay ciidamada dawladda Soomaaliya ku qaadeen xubno sarsare oo ka tir san ururka al-Shabaab toddobaadkii hore, kaasoo sababay dhimashada shan qof oo rayid ah.

Afhayeen u hadashay Taliska ciidamada Mar aykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ay aa sheegtay in ciidamada Maraykanku aanay la soconin ama ku wehelinayn ciidamada Soomaal iya markii ay hawlgalka fulinayeen, hase ahaatee ay taageero u fidinayeen, iyaga oo aan goobta hawlgalka ku sugnayn (Remotely).

"Maraykanku ma aanay fulinin wax hawlgal ah oo dhinaca cirka ah, intii uu socday ama mid lagu taag eerayey hawlgal kanba.

Sidoo kale ma jirin ciid amo Maraykan kan ah oo la socday ciidamada Soomaal iya, xilligii ay fulinaye en hawlgalka la daga alanka argagixisada ee ka dhanka ahaa dagaalyahano sarsare oo ka tirsan ururka al-Shabab, oo ku sugnaa deegaanka Ceel-lahelay” ayay ku tidhi fariin dhinaca emailka ah, Major Jessica Tait.

"Ciidamada Mareykanka waxay la talinayeen oo ka caawinayeen howlgalka ciidamada Soomaa liya si durugsan ama iyaga oo aan goobta ku su gnayn.”

Major Jessica Tait ayaa xaqiijisay in caruur Soomaaliyeed ay ka mid ahaayeen dadka ku dhintay dhacdadan.

"Qiimaynta hordhaca ah ee taliska ayaa muu jinaysa in hal qof oo dumar ah iyo saddex caruur ah lagu dilay goobta,” ayay tiri Tait.

"Ka dib codsi ka yimid dawladda Soomaaliya, waxaa Taliska Ciidamada Afrika ee Maraykanku ay gurmad caafimad u fidiyeen laba caruur ah oo dhaawac ah, iyada oo midkood uu badbaaday”.

Ururka al-Shabab ayaa qoraal ay soo saareen September 7-deedii ku eedeeyey in ciidamada Maraykanku ay dileen dad shacab ah.Al-Shabab ayaa ku eedaysay in ciidamada Maraykanku ay qaateen meydadkii, si ay "u qariyaan” xaqiiqada dhacdadan.

Maraykanka ayaa beeniyey eedda ay soo jee diyeen al-Shabab. "Eeddan ay faafiyeen al-Shab ab, ee ah in ciidamada Maraykan ku ay sababeen dhibaatada nasiib-darrada ah ee soo gaadhay dadka rayidka ahi, waa mid been ah” ayaa lagu yidhi qoraal ka soo baxay AFRICOM. Tait ayaa sheegtay inaanu Maraykanku wax rasaas ah ridin, wakhti kasta oo ka mid ah, xilligii ay samay nayeen gurmadka ama daadguraynta caafimaad”.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay baa dhayso dhacdadan.

"Dawladda Soomaaliya waxaa soo gaadhay wararka sheegaya in dad shicib ah ay waxyeello soo gaartay, waxaa soco ta baadhis lagu xaqiijin ayo arrintaas” ayuu yiri Daa’uud Aways, Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya oo la hadlay Khamii stii VOA. "Ma xaqiijin karno illaa haatan, inta laga dhamaystirayo baadhista” ayuu sii raaciyey. .


ONLF " YOOLKII AAYO KA TALINTA IYO MADAX BANAANIDA WAX YAR AYAY NOO JIRTAA"

Afhayeenka Ururka ONLF Caddaani Hirm ooge oo Waraysi siiyay SOMALI TV OF MI NNESOTA ayaa ka hadlayay xaal adihii kala duwanaa ee ururku soo maray, iyo waliba wakhti xaadirkan xaaladda uu ururku taagan yahay iyo qodobo kale.

Af hayeenku waxa uu ugu horreyn ka hadlay in mawqifkii ay ONLF markii hore udagaallama ysay ee ahaa aayo katalinta shacabka degaanka Soomaalida aysan waxba iska badalin, haatan oo ururku qorigii uu ku dagaallamayay u baddalay inuu qalin ku halgamo, oo xuquuqdii shacabka iyo halgankii siyaasadeed ee ururku uu si nabad ah ugu halgamo gudaha degaanka Soomaalida.

"Waxaanu u dagaallamaynay in dadk ayagu aayihiisa ka tashado oo la waydiiyo halkii uu ku biirayo in uu Itoobiya lasii noolaan karo, in Soom aaliya uu ku biirayo, in Kenya uu ku biirayo iyo inuu iskii gaar u istaagayo, Wadadii aayo ka tal inta waanu ku taaganahay, yoolka aayo ka talin tana iyo Madax banaanidana wax yar ayay noo jirtaa, haddii Shalay aanaan Calankii taagin wax aa nootaagan wixii Aasaas u ahaa Calanka", ay uu yiri Afhayeenku.

Sidoo kale Afhayeenku waxa uu sheegay in ONLF ay mar walba diyaar u tahay inay nabad ku halganto oo xuquuqda ka maqan ay nabad kusoo dhacsato, waxa kale oo uu sheegay Afhayeenku in wali shacabka uu dareemayo dulmi kaga imaan aya dhinaca dowladda Itoobiya, balse wali ONLF ay xeerinayso oo ay diyaar u tahay Nabadda, waa si duu hada lka u dhigay Caddaani hirmooge Afha ye enka ONLF.

Gabagabadii, Afhayeenku waxa uu Sha cabka degaanka Soomaalida ugu baa qay inay garab istaagaan oo ay taageera an ONLF, oo uu she egay Afhayeenku inay u taagan tahay sidii ay u soo dhicin lahayd xuquuqda Shacabka degaanka Soomaali da kaga maqan dowladda Itoobiya, isla markaana Shacabku u gaari lahaa sidii uu aayihiisa ooga talin lahaa, waa siduu hadalka u dhigay Afhayeenka ONLF Cadd aani Hirmooge.

Ciidamada Kenya oo 5 tirsan Al-Shab aab ku dilay weerar ka dhacay gobolka Gaarisa

Weerar lagu qaaday fariisin ay kooxda Al Shabaab ku lahayd deegaanka Xarboole-Faafi ay aa lagu dilay ugu yaraan 5 xubnood oo Shabaab ah, waxaana laga soo furtay Walxaha Qarxayada laga sa meeyo, dawooyin iyo agab yo kale duwan

Ciidamada Kenya oo helay xog sirdoon ayaa we erar ku qaaday goobta la rumaysan yahay in ay ka mid tahay xerooyinka saadka ee kooxda Alsha baab.

Waxaa la rumeysan yahay in saldhiggan loo isticmaalo sameynta walxaha qarxa ee lagu aaso waddooyinka muhiimka ah ee Gaarisa iyo deg mada Lamu, si loogu bartilmaameesado ciidanka amniga.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay bilowday howlgallo xooggan oo ay kula dagaalamayso Alsh abaab, kadib markii ay kordheen weerarada ka dhacaya ismaamulada Lamu iyo Garissa.

Axadii lasoo dhaafay, Al Shabaab ayaa miin ooyin ku aasayay agagaarka deegaanka Bodhei-Majengo oo ku teedsan wadada Milimani iyo Ba ure ee gobolka Lamu, halkaasi oo ay ku dileen ti ro ka tirsan ciidamada difaaca Kenya

Askar ku kacday Khiyaano Milliteri oo Shalay Dil toogasho ah lagu fuliyay

Sarkaal Duuliye ah iyo Askari kale oo ka tirsan Ciiddanka Cirka ayaa Shalay oo Khamiis ah lagu fuliyey Xukun Dil, sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Wasa aradda Difa aca ee dalka Boqortooyada Sacuudiga

Labada Eedeysane ayaa waxaa la shee gay inay gale en Falal waa weyn oo Khi yaano Ciiddan.

Wakaallada Wararka Sacuudiga ee SPA oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa waxaa magacyada Askarta Shalay la dil ay lagu kala sheegay Duuli ye G/Sare Majid Bin Musa Awad Al-Balawi iyo Saddex Alifle Yuusuf Bin Ridaa Xasan Al-Caswani .

Labada Askari ee Shalay lagu fuliyey Xukunka dilka ayaa waxay xirnaayeen tan iyo bishii Sept ember ee sanadkii 2017-kii, waxayna Baarayaa sha Milliteriga dalkaasi sheegeen in Eedeysanay aashaasi galeen Khiyaano Milliteri oo aysan ilaal inin Masla xada Qaranka iyo Sharafta Ciiddanka.

Mareykanka:Shaqaalaha shirkadaha waaweyn ee Gawaarida oo sameeyay shaqo joojin

In ka badan 10,000 oo shaqaale ah oo ka tir san saddex ka mid ah shirkadaha sameeya baab uurta ee Maraykanka ayaa bila abay shaqo joojin, sida uu she egay urur ay ku bohoobeen shaqaalahaasi.

Shaqo jooojintaan ayaa ka bilaabatay saddex warshadood oo ay leeyihiin Ge neral Motors (GM), Ford iyo Stellan tis, waxaana jira cabsi laga qabo in carqa lad weyn ay ku tim aado shirkadaha waaweyn ee xagga warshadaha baabuurta iyo in uu sare u kac ku yimaado iibsadayaasha gawaarida.

Ururka (UAW) ayaa sheegay in shirkaduhu ay san soo bandhigin dalabyo la aqbali karo,ka dib markii qandaraasyada shaqaaluhu ay dhaceen habeenkii Khamii sta ee la soo dhaafay.

Madaxa ururka Shawn Fain ayaa BBC-da u sheegay in shirkadahaasi hadda ay u taallo sidii ay u xallin lahaayeen khilaa fkaasi,isagoo intaa taaciyay in marka la bilaabo daryeelka shaqaala hooda ay wax kasta dhammaan doonaan.

Ururku waxa uu raadinayay in 40% la kordhiyo mushaharka shaqaalaha oo xillig aan gaaraya ku dhawaad 140,000 oo xubn ood.

Shuruudaha shaqaalaha waxaa kale oo kamid ah in afar cisho ay shaqeeyaan 7aadkii. Gole

Booliiska Uganda oo mamnuucay isu soo bax yada mucaaradka ee Bobi Wine.

Booliska dalka Uganda ayaa mamnuucay isu soo baxyada siyaasadeed ee uu soo qaban qaab iyay hogaamiyaha mucaaradka Robert Kyagul anyi, iyagoo ku sababeeyay xadgudubyo ka dhan ah nidaamka guud iyo meel ka dhac ka dhan ah madaxweynaha.

Ku xigeenka Isbatooraha Guud ee Bilayska Tumusiime Katsigazi ayaa Arbac adii sheegay in hal qof uu ku dhintay 10 kalena ay si xun ugu dhaawacmeen isu soo baxyada xisbiga Midn imada Qaran (NUP).

Mr Katsigazi ayaa uga digay taagee rayaasha NUP waxa uu ku tilmaamay "maskaxda rabshad aha ee ka ee ka dhanka ah rayidka iyo ciidamada ammaa nka”.

Booliska ayaa sidoo kale ku eedeeyay Mr Kuagulanyi inuu kor u qaaday kooxey siga isu soo baxyadiisa oo bilowday Isniin tii. Waxa uu isu soo baxyadaas u isticmaa layaa in uu taageero dheerad ah ku helo ka hor doorashada guud ee 2026-ka.

85 milyan oo Dollar oo loo qoondeeyay Millit eriga Masar oo loo weecinayo dalalka…

Sida uu qoray Wargeyska The Wall Str eet Jou rnal (WSJ), Dowladda Maraykanka waxay go’aan satay in la hakiyo Gargaar Dhaqaale oo la siin lah aa Dowladda Mas ar, sababo la xiriira Tacadiyada Xuquuqda Aadanaha ee ka dhaca dalkaasi.

arkaal Maraykan oo la hadlay Telefishi nka Al Ara bia ayaa sheegay in 30 mil yan oo ka mid ah Dhaqaalihii la siin lahaa Dowl adda Masar loo weeciyey oo lagu taageer ayo Ciiddanka Hubeysan ee dalka Lubna an ee LAF (The Lebanese Armed Forces).

Tallaabadan ay Dowladda Maraykanka Deeq dii Dhaqaale ee la siin lahaa Dowlad da Masar u gu weecisay Milliteriga dalka Lubnaan ayaa wa xay timid, kadib, markii uu Maamulka Madaxwe yne Biden Dorraad oo Arbaco ahayd uu Kongare eska ku war geliyey in 85 million oo Dollar ee Mill iteriga Masar loo qoondeeyey laga weecinayo sa babo la xiriirta Xadgudubyada Xuquuqda Aada naha ee dalkaasi.

Wargeyska The WSJ oo markii u hore ysay shaaciyey Go’aankaasi ayaa waxaa Lacagta Ma sar laga wareejiyey loo qorsh eeyey in loogu dee qo Dowladda Lubnaan iyo Jesiirada Taiwan.

30 milyan oo Dollar waxaa la siin doo naa Millit eriga dalka Lubnaan, halka 55 Milyan oo Dollar la siin doono Jesiirada Taiwan.

Isniintii la soo dhaafay, Taliyaha ugu sa reeya Milliteriga Maraykanka ka jooga Man diqada Ba riga Dhexe, General Erik Kurilla waxa uu booqday Caasimadda dalka Lub naan ee Beirut, isagoo la kulmay Taliyaha Ciiddanka hubeysan ee Lubnaan (LAF), General Joseph Aoun.

Real Madrid oo garab siisay kana farxis ay Wiil qoyskiisa ku dhinteen Dhul-gariirkii Marocco

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa u soo qaadday waddanka Spain wiil yar oo dham maan xubnaha qoyskiisu ay ku geeriyoodeen dhu l-gariirkii ka dhacay waddanka Morocco, halka as oo uu gurigoodu ku dumay laa kiin uu isagu b adbaaday.

Abdul Rahim Awhida oo ay da’diisu tahay 14 jir, ayaa adduun yada oo dhan ay la murugootay markii uu telefishannada kasoo muuqday isaga oo xidhan garanka Real Madrid oo indhihiisa ay qoysay ilm adu, isla markaana ha dalka kasoo baxay ay ay oohinta qalbigiisa ka ima naysay kala goynaysay.

Waxa uu Abdul Rahim Awhida la hadlayay tel efishanka Al Arabiya, waxaana dadkii daawaday ka mid ahaa masuuliyiin ta Real Madrid oo isla markiiba la xidhiidh ay telefishankaas oo iyaguna ku xidhay Abdul Rahim Awhida adeerkii.

Real Madrid ayaa waxay usoo qaadday Abdul Rahim Awhida magaalada Madrid oo ay ku dartay kulliyaddeeda da’yarta oo uu ka ciyaari doono.

Abdul ayaa waxa dhul-gariirka Morocco kaga geeriyooday aabbihii, hooyadii, laba wiil oo ay wal aalo ahaayeen iyo awoowgii, kuwaas oo ka mid noqday kumanaan qof oo ku dhintay dhul-gariir cabbirkiisu ahaa 6.8 Magnitude oo dalkaas ka dhacay Jimcihii.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip