HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Thursday September 14, 2023 - 08:11:04 in Wararka by
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ay xarunta hawlgalinta ciidanka Qaran ka ee Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya Mudane Xasan She ekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee ciidanka xoo gga dalka Soomaaliyeed ayaa ka dhageystay war bixinno ku saabsan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

Madaxweynaha oo ka hadlay muhiima dda dagaalka ciidanka xooga dalka iyo dadka Sooma aliyeed ay kula jira an Khaw aarijta uu u leeyahay jiritaanka dadka Soo maaliy eed ayaa hoosta ka xariiqay in uu yahay halgan gobonimo u dirir ah oo la mid ah dagaalkii lagu raadinayay xorriyad da shacabka Soomaaliyeed iyo Qarankooda loo gana soo horjeeday gummeystaha shisheeye.

"Waxaad ku jirtaan dagaal waafaqsan mabaa dii’da Shareecada Islaamka loogana helayo ajar Alle agtiisa. Wadank aan wadadii uu ku gaari lah aa sharafta iyo karaamada umadaha kale leeyih iin ayaad naftiina u hureysaan, dowlada iyo shac abka Somaaliyeedna waa idin garab taaga nya hay.” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saraaki isha ku bogaadiyay dal jacaylka, dhabar adeyga iyo kartida ay muujiyeen muddada uu dagaalku socdo ayaa kula dardaarmay in ay dadaalkooda meeshiisa kasii wadaan ayna laba jibbaaraan gulufka ka dhanka ah Khawaarijta iyaga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed .

Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo ansi xiyey sharci Muhiim ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlam aan ka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Dorraad shir guddo omiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka

Kulanka oo ajandihiisu ahaa ansixinta Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Mag angaliyo-do onka ah ee Soomaaliya, iyo hadal jeedinta Gudd oomiyaha Golaha Sha cabka Baarlamaanka JFS. Xildhibaannada ayaa cod gacan taag ah ku cad eeyay, wax aa ogolaaday 134-Xildhibaan, wa xaa diid ay,1 Mudane, waxaa ka aamustay 6-Xildh ib aan.

Wasiiru Dowladaha Arrimaha Gudaha Federa lka iyo Dib uheshiiniinta Xukuum adda Federaalka Soomaaliya Mudane Sad ad Mohamed Nuur Aliy ow, ayaa Xildhib aannada Golaha Shacabka uga mahad celiyay sida hufan ee ay u ansixiyeen shar cigan oo muhiimad gaar ah u leh Qaxo otiga Soo maliya.

Xildhibaannada Golaha Shacabka oosoo jeed iyay in la taageero Musharaxa Madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka Xil. Marwa Cabdibashiir Cali oo u tartame eysay xilka Madaxweynaha Int er-Parlia menty Union oo ay ku midoobeen Xil dhib aannada Dowladaha Adduunka, waxaana Xildhibaanadu cod aqlabiyad leh ku ans ixiyeen in laga jaro Xildhibaan kasta $200 Doolar.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hadal ka jeediyay xiritaanka Kalfadhiga Seddaxaad ee Baa rlamaanka Jamhuuri yadda Federaalka Sooma aliya, kaas oo ku saabsan xiritaanka Kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka oo afartii bilood mar la fasaxo si Xildhibaannada ay ugu laabtaan deegaan doorashooyinkooda.

Guddoomiyaha ayaa dul istaagay wax qadka Kalfadhiga Seddaxaad, waxa ana ka mid ahaa ansixinta hindise sharciye edyo kuwaas oo kala, Hindise Sharciye edka Hantidhowrka Guud ee Qa ranka, Hin dise Sharciyeedka Howlgabka iyo Lii ltirka Shaqaalaha Rayidka, iyo Hindise Sharc iye edka Qaxootiga iyo Magangaliyo-doon ka ah ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa Golaha horyaala hindise sharciyeedyo tiro badan oo aan weli la ansixin.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa gunaanadka khudbadiisa ku faafaahiyay dagaalka lagula jiro kooxda Al Shabaab, kuwaasoo dega ano iyo degm ooyin ka tirsan dhulka Jamhuuriyad da la gala wareegay, waxaana hada socdo deg aano dhowr ah oo ay ku sugan yihiin Kha waar iijta, isagoo tilmaamay in isku soo no qoshada Kalfadhiga 4-aad uu noqdo mid laga Xorreeyay Khawaariijta Al-Shabaab, waxaana Xildhibaannad da ugu baaqay in Xildhibaannada ay soo xaadira an kalfadh iga xiga si looga doodo Dastuurka KMG ee dalka.

Dr.Cabdiqaasin Salaad Xasan oo soo saaray fariimo ku kala socda Shabaab, shacabka iyo ciidamada DF

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiq aasin Salaad Xasan oo ka hadlay dagaalka Kha waarijta Al-Shabaab looga xoreynayo dalka ayaa soo saaray farriin culus oo dardaaran uu ugu gudbiyey kooxdaan dag aalka adag kula jirta dowladda iyo shacab ka Soomaali yeed.

Madaxweyne Cabdiqaasin ay aa Al-Shabaab ugu yeeray in ay joojiyaan dagaa lka oo wadahadal la furan hoggaami yaasha sha cbiga iyo dowladda Soomaali yeed ee dhiigooda ay baneysteen.

Wuxuu uga digay in hadii dagaalka ay sii wad aan ay halaagsami doonaan, Ilaahe yna ciqaabi doono markii la dilo, isagoo ugu nasteexeeyey inay ka soo baxaan nolosha cadaawadda ku dhis an oo ay ku jiraan.

"Waxaan aad uga xumahay mushkilad da ay Shabaab ku hayaan dadka iyo dowl adda Soom aaliyeed, Ilaahey wuxuu Qur’ aanka noogu sheeg ay in qofkii dila qof kale uu lamid yahay qof laayey umadda adduunka oo dhan, Al-Shabaab na wax ay ba laayeen dadkii aan ogeyn,” ayuu yiri Madax weyne hore Cabdiqaasin Salaad.

Wuxuu intaas ku sii daray, "Waxaad sheegata an magaca islaamka, ma noqon, waxaan idin lee yahay dagaalka joojiya la hadla dadka iyo dowlad da Soomaaliyeed, dalkaan isagoo aan dagaal ka jirin ayuu dhibaato qabay ilaa 60-kii, ka daaya dad ka dagaalka, wax aad ka heleysaan oo halaag adduun iyo ciqaab aakhiro aan ka aheyn ma jira ane.”Sidoo kale farriin kale oo dardaaran ah u diray shacabaka Soomaaliyeed, "Walaala yaal waxaan idin leeyahay Qur’aanka akhrista, qof kasta inta uu yaqaano afka haku qabto, ilaahey barya oo gacmaha is qabsada, dowladiina garab istaaga oo meel kasta hala idinka arko idinkoo mideysan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Cabdiqaasin Salaad Xasan.

Wuxuu intaas ku sii daray in mar kasta uu ilaahey u baryo Soomaaliya oo Qur’aan u akhriyo si dhibaatada uu Alle kaga saaro, "Adinka iyo cul umadiina hadii aad ilaahey barisaan, dhibaa tadaan waa uu naga dul-qaadayaa,” ayuu yiri.

Sidoo kale Madaxweyne hore Cabdiqaasin ayaa Madaxweynaha iyo ciidamada qaranka ku amaanay dadaalka ay wadaan, wuxuu sheegay in ciidamadu ay dagaalka ku guuleysteen, "Sidii loo tababaray ayey ciidamadu u dagaalameen waa guuleysteen allaha garab istaago, waxaan leey ahya ka qabta wixii dalka dhibaato ku ah,” ayuu hadalkiisa ku sii gabagabeeyey Madaxweyne Cabdiqaasin.

Ra’iisal Wasaare Xamse oo Daahfuray Sanduu qa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taage ereyso Dowladda Talyaaniga.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hadal ka jeediyey xafladda daahfurka ayaa sheegay in hirgelinta Sanduuqa TPSS uu marag u yahay ahmiyadda ay Xukuummada #Dan Qaran siineyso soo-celi nta addee gyada dowladnimo ee muddada dheer ka maq naa dalka, si loo gaaro nabad iyo xasillo oni waarta oo ka hanaq aadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Sanduuqa TPSS ku tilmaamay hindise togan oo looga golleeyahay in uu qaabeeyo mustaqbalka Qaranka, isaga oo uga mahadceliyey Dowl adda Talyaaniga kaalinta ay ka geysatey taabbagelinta Sanduuqa TPSS. Wux uuna beesha caalamka ku guubaabiyey in ay si weyn uga soo dhalaalaan sidiihindisahani u no qon lahaa mid miro dhala.

Danjiraha Talyaaniga u jooga Soomaa liya, Alb erto Vecchi oo munaasiba dda had al ka jeediyey ayaa ku dheeraaday sida ay Talyaaniga uga go’ an tahay taageeridda nabadda iyo xasilloonda Soomaaliya, taas oo uu sheegay in ay fure u tahay horumar iyo barwaaqo dalku gaaro.

Danjire Vecchi ayaa sidoo kale ballan qaaday in Talyaanigu sii wadi doono taab bagelinta San duuqa TPSS, si loo xaqiijiyo in dowladdu adeeg dhinacyo badan leh u fidiso dadweynaha Sooma aliyeed.

Munaasibadda daahfurka Sanduuqa TPSS oo lagu qabtay Muqdisho ayaa wax aa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socdey Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga, Dibloma asi yiin, qaar ka mid ah hay’adaha Qaramada Mi doobey iyo ururrada ka shaqeeya dhan ka horu marinta.

Barnaamijkan ayaa looga golleeyahay in lagu dhiirrigeliyo nabadda iyo xasillo onida dalka, isla markaana lagu xoojiyo taadeegyada ay bixiyaan hay’adaha dowladda Soomaaliya.



Guddiga horumarinta adeegga bulshada Aqalka sare oo kormeeray Isbitaalka xogga dalka

Guddiga horumarinta adeegga bulshada aqal ka sare ayaa Dorraad kormeeray isbitaalka xoog ga dalka oo ay ka socotay shaqada maalinlaha ah ee loogu adeegayo geesiyaasha Xoogga Dalka, iyagoo u kuurgelaya adeegyada caafimaad ee uu bixiyo Isbitaalka, baahiyaha ka jira iyo xaaladda b ukaannada, ayay warbixin guud ka dhagaysteen Madaxa hoggaanka Caaf imaadka Ciidanka Xoo gga iyo Agaasimaha Isbitaalka oo uga warramay xaaladda guud ee Is bitaalka.

Xubnaha guddiga ad eegga bulshada aqa lka sare oo uu hogga aminayay guddoomiy aha guddiga sanatar Dr Cismaan Max amuud Ma xamed {Dufle} ayaa intii ay ku sugnaayeen Isbi taalka waxay mid mid u booqdeen qeybaha uu ka kooban yahay Isbitaalka iyo dhawaaca yada lagu daawaynayo.

Guddiga ayaa bogaadiyay shaqada socota iyo dadaalada ay muujiyeen bahda caafimaadka Isbitaalka xoogga, waxayna ballanqaadeen in ka guddi ahaan ay kala shaqayn doonaan maamulka Isbitaalka xal u helista baahiyaha caafimaad ee ka jira Isbitaalka xoogga dalka.

Taliye Shub oo digniin u diray dad dhismayaal sharci-darro ah ka dhistay

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliy eed Jen eraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaa no Shub ayaa digniin culus kasoo saaray dhismay aal sharci-darro ah oo laga dhistay aagga Xabsiga Dhexe.

Taliye Shub ayaa sheegay in markii hore aagga hadda la dhi stay uu ka raray dadkii degana a, ayna siiyeen dhul kale, ha se yeeshe himika dib loo soo dagay dhul kaas oo laga dhistay guryo jiingado ah.

"Ninkasta oo markii hore inta ka rarnay dhul ayaa siinay, haddana dooddeeda taag an nagar ar ayaa la ileeyahay, Dorraad ayaa lagu raray oo dhul lagu siiyay sababta aad usoo noqotay maxay tahay? hadda amar waxaa ku qabnaa in la bane eyo,” ayuu yiri Taliye Shub.

Taliyaha ayaa siiyay dadkaasi digniin kama dambeys ah, isaga oo faray dadka asi inay sida ugu dhaqsaha badan iskaga guuraan dhulkaasi, "Meeshii Dorraad lagu geeyay tag, banee me esha.”

Sidoo kale waxa uu amray in guddi sida ugu dhaqsaha badan loo magacaabo, isla markaana la burburiuyo dhulkaasi, oo had da ay ka dhisan yihiin guryo ay degan yihiin qoysas badan.

"Kaaliyaha waxaa lagu amrayaa in gud di dha qso ah u magacaaboo lasoo calaa madiyo oo la jabiyo dhulkaas, waxaa la ka ashan doona wasa aradda dekeddaha, am arkana sidaas ayuu ku fuli doonaan, ana gana waa fulinayna kuwa aan sii neyna sidaas ayay ku fulinayaan.”

Xeer ilaalinta Qaranka oo maxkamadda G/Ban aadir u gudbisay dacwadda 6 sargaal ka tirsan waaxda canshuuraha

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka

oo maxkamadda gobolka Ban aadir u gud biyay 6 sargaal ka tirsan waaxda Canshuu raha Barriga ee wasaaradda maaliyadda dowladda FS kuwaasi oo ku eedeysan musuq-maasuq, sam eynta Documents been abuur iyo ku tagri Falaw oodda Xafiis dowladeed.War saxaafadeed ka soo baxay xafiis ka xeer ilaalinta ayaa arrintaasi lagu faah faahiyey

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka digtay duufaanta El-Nino

Guddoomiye hay’adda Qaran ee maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macalin Cabd ulle ayaa Dorraad guddoomiyey shirka todobaad laha ah ee hay’adda SoDMA kaas oo looga hadl ay u diyaar garowga xilli roobaadka soo aaddan iyo u diyaar garowga ka hor tagga dufaanta El-Nino oo laga cabsi qabo in ay saameyn ku yee lato qaybo ka mid ah goballada dalka xilli rooba adka soo socda.

Guddoomiyha hay’adda SoDMA ayaa kulanka ku magacaabay guddi 6-xubnood ah oo ka shaqeeyn doona ka hort agga, isku xirka hay’adda iyo ka jawaabidda musii bada El-Nino oo la saadaalinayo bilaha soo aaddan ee October iyo November san adkaan.

Kulanka todobadlaha ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madaxda kala duwan ee hay’adda sida Guddoomiye ku xigeenka hay’adda, agaa simayaasha waaxyaha kala duwan iyo la-taliya yaasha.

Maxkamadda Ciidamada oo dil tooga sho ah ku ridday dagaalame ka tirsan AS

Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa Dorraad dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle, Xamsa Jeylaani Ca bdullaahi oo ka tirsanaa AL-Shabaab.

Xamsa ayaa horay u dilay tal iyihii Ciid anka nabad sugidda deeg aanka Buufoow bacaad ee gobolka Shabeellada hoose Xasan Cusmaan Cali, markii uu gaarigiisa u geliyay mi ino nooca gaadiidka lagu xiro ah.

Xamsa oo ah 23 jir kana soo jeeda Janaale ay aa horay ugu shaqaysan jiray Mooto Fekon inta uusan ku biirin daga alamaayasha AL-Shabaab, isagoo ku noolaa guriga taliyaha ee magaalada Mar ka, maaddaama ay qaraabo ahaayeen, sida ay maxkamaddu sheegtay.

28-kii Augosto ee sanadkan ayay soo gabaga bowday dacwadda loo haystay Xamsa , waxanay maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qa labka sida Dorraad ku xukuntay dil toogasho ah, taas oo ah qisaasta Ex-taliyihii NISA ee deegaan ka Buufoow Bacaad Xasan Cusmaan Cali.

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay Qarax

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gaari wa xyaabbaha qarxa lagu soo ra rray lagu weerarray bar koon torool oo ku taalla degmada Dayniile oo ay joog een ciidanka boliis milataaro ee suga amniga caa siamadda.

Gaariga qaraxa siday oo uu waday qof ismiid aamiye ah ayaa lala beegsaday halka ay joogeen ciidanka, waxana halkaas ku dhaawacmay Askar iyo qof rayida.

Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qar axa, iyadoo intaa ku dartay in Weerarkaasi uu ahaa mid ismiidaamin ah.

Balse laamaha amniga Degmada ayaa ka had lay Qaraxaasi, waxaana Masuul u hadlay uu shee gay in ay fashiliyiin weerarka ay Shalay soo qaad een dagaalamayaashaasi ka tirsan AL-Shabaab.

Waxaa uu xaqiijiyay in Khasaare uu soo gaar ay Ciidankii ku sugna barta Koontrol ee Gaar igu ku qarxay, waxaana intaas uu ku daray in dhaa wacyo fudud ay soo gaareen ilaa iyo 5 Askari.

Dowladda oo Shaacisay in howlgalo la gu kha arijiyay 30-xubnood oo katirsan Al Shabaab

Hawlgallo ay fuliyeen ciidanka Qaranka iyo sa axiibbada caalamka oo ka dhacay deegaano ho ostaga magaalooyinka Wab xo iyo Ceel-garas ay aa lagu dilay 30-xubn ood oo katirsan dagaalla mayaasha Al Shabaab.

War kasoo baxay wasaaradda warfaa finta ayaa lagu sheegay in hawlgalladan oo lagu beegsaday meelo ay si qarsoodi ah isugu uru ursanayeen Al Shabaab, sidoo ka le lagu burburiyay qaraxyo iyo saa nado kale oo ciidan oo ay diyaarinayeen kooxd an.Dowladda Soomaaliya oo garab ka heleysa diyaaradaha dagaalka saaxiibada caalamka ayaa maalmihii lasoo dhaafay beegsaday saraakiil iyo dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ,kuwaa oo inta badan lagu beegsaday gobolka Galgaduud.


Somaliland oo ka warbixisay meelaha ay ka yimaadeen argagixisadii ay sheeg tay in ay L/caanood soo galeen

Somaliland oo markale ka hadashay kooxihii xagjirka ahaa ee ay sheegtay in ay Laascaanood soogaleen, ayaa sheegtay in ay ka yimaadeen ba dhtamaha Soomaa liya, Puntland iyo Buuhoodle.

Warsaxaafadeed kasoo baxday Wasaar ada Arrimaha Guddaha, ayaa lagu shee gay in qaar kamid ah kooxah ani ay kasoo dageen buuralayda Galgala ee Puntl and, halka qaarna ay ka yimaadeen gobolada dhe xe ee Soomaaliya, kadib markii dag aalo halka ka dhacay lagu jabiyay, iyo qaar ay sheegeen in uu xukumo Cabdimadoobe oo ah sarkaal reer Buu hoodle ah.

Warsaxaafadeeda ayaa lagu sheegay in Somaliland ay qaadi doonto talaabooyin ay kaga hortagayso kooxahan ay sheegtay in ay yimaad een gobolka Sool.

"Xukuumadda Jamhuuriyadda Somalil and wax ay qaadaysaa tallaabooyin dawlad dimo oo lagu xaqiijinayo amniga shacabka Laascaanood Iyo Buuhoodle, kuwaasoo ay ku soo duuleen koox aha argagixisada ah, huwanta iyo Maamulka Gob oleedka Pundl and ee Soomaaliya, waxayna Xuk uuma dda Jamhuuriyadda Somaliland soo afja raysaa duulaanka lagu soo qaaday Xuduudehe eda iyo shacabkeeda" ayaa lagu yiri Warsaxa afadeedka.

Hadaba, SSC Khaatumo oo dhankeeda ka jawa abtay sheegashada Somaliland 11 bishan, ayaa ku micnaysay sheegasho anay waxba ka jirin, oo ay Somaliland ugu gogol xaadhyso duulaan ay ku qaado Laascaanood.

Puntland oo soo dhoweysay magacaa bidda xoghayayaasha maamulka SSC- Khaatumo

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Punt land, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa soo dhoweeyay magacaabidda xog- hayayaasha cu sub ee SSC-Khaatumo.

Madaxweyne Axmed Kar aash ayaa caddeeyay inay Pu ntand si buuxda u garab taag an tahay maamulka SSC- Khaatumo, wuxuuna Dowladda federalka ugu ba aqay inay qaadato waajibaadka iyo doorkeeda ka saaran maamulka SSC- Khaatumo.

"Puntland waxay si buuxda u garab taagan ta hay SSC-Khaatumo, Hambaly eynaysaana xubn aha golaha fulinta ee la magacaabay, nooc kasta oo kaalmana diyaar ayaan ula nahay," ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha mada xweynaha Puntland.

Hoggaamiyaha golaha dhexe ee SSC- Khaat umo Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdh iye), ayaa ma gacaabay 9 xoghaye oo ka shaqayndoona arrim aha bulshada, arrima ha siyaasadda, Arrimaha Gudaha, Arrimah a amniga, Arrimaha Waxbara shada. Hoggaamiye Cabdiqaadir Firdhiye ayaa sidoo kale magacaabay ergayga gaa rka ah ee Arrima ha Gargaarka Bani'aada nnimo, wuxuuna u maga caabayDr. Cali Xaaji Cige. Xoghayay aasha ayaa xasaanad weydii san doona golaha dhexe ee maamulka SSC-Khaat umo, si ay waaj ibaadkooda u gutaan.

Galmudug oo sheegtay in Shabaabku afduubt een dadkii ku sugnaa dhulka laga xoreeyay

Maamulka goboleedka Galmudug ayaa shee gay in kooxda Alshabaab ay afdu ubteen dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa degaanadii dhawa an laga xoreeyay ee gobolka Galgaduud.

Wasiiru dowlaha wasaa radda caafima adka Gal mudug, Daahir Faarax fii dow oo warbaahinta dowl adda la hadlay ayaa nasiib darro ku tilmaamay in muddo 7 cishe ka badan ay haawanayaan dega an adii laga saaray Alshabaab.

Wasiiru dowluhu wuxuu sheegay, Alsha baab inay horey usii kaxaysteen dadkii shacabka ahaa si ay gaashaan uga dhigtaan weerarada duqeym aha.

Wuxuu tusaale usoo qaatay degaanka Ceel la helay oo uu ku sugan yahay wasiirka gaashaan dhigga iyo madax kale. Wuxuu sheegay inay cidlo tahay oo ay dadkii joogay horey usii kaxaysteen Alshabaab.

Wuxuu ugu baaqay dadku inay guryah ooda ku soo laabtaan oo ay kasoo fogaad aan goobaha Al shabaab ay ku sugan yih iin, si aanay waxyeelo uga soo gaarin wee rarada lagu bartilmaameed sanayo.

Faysal Cali Waraabe: Waa in aynu shara fteeni soo ceshanaa oo xuduudeenii tagnaa

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somal iland UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay muhiimtahay in Somaliland tagto xuduudii Ingriiska.

Waxa uu sheegay in xuduudihii isticmaarku u sameeyay qaarada Afrika, aan la badali karin, isla mar kaana ay sharci yihiin.

"Xuduudaha lama badali karo, sharciga Afrika wuxuu sheegayaa in xuduudaha Afrika ay yihiin kuwii isticmaarka, sharci inoo diidaya in aynu xud uudeenii tagna ma jiro" ayuu yidhi Faysal.

Waxa uu sheegay in Somaliland ahayd Soom aalidii ugu horaysay ee xorni mo qaadata, isla ma rkaana 35 dowla dood ay aqoonsadeen wakhti gaa, waxa kale oo uu sheegay in dagaaladii Jam huuriyadii Soomaalidu ku qaaday Itoobiya ay fa shil meen aduunkuna ka diiday in ay bada sho xuduudii gumaystaha.

Waxa kale uu sheegay in waddamo badan oo Afrikan ah iyo carbeed xorni madii kadib ay isku biireen hadana ay kala noqdeen, taasi oo uu she egay in midni ma dii 1960kii anay ahayn mid muq adas ah.

Isaga oo ka hadlayay jabkii ciidanka Somali land kasoo gaadhay dagaalkii 25 August, ayuu sheegay in khilaafkii siyaas adeed uu ciidanka sa ameeyay, taasi oo uu sheegay in hada laga gud bay, oo laysku raacay nidaam doorasho oo laysla ogolyahay.

"Waa in aan sharafteenii soo celinaa, xuduude enii tagnaa, oo aynu ilaalinaa nabadgalyada dag aalka, oo maxaabiisbaa la qawr qawracayaa, wa xa aynaan sam ayn, waligeena maynaan sam ayn" ayuu yidhi Faysal.

Ergaygii QM ee Arrimaha Sudan oo Is-casilay

Volker Perthes oo ah Dibloomaasi u dhashay dalka Jarmalka waxa uu Dorraad ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii Erga yga Kha aska ee QM ugu qa abilsan Arrimaha da lka Sudan. Ergay ga oo Khud badiisii u dambays ay Dorraad u jeedi yey xubnaha Gola ha Amma anka ee QM waxa uu ka dig ay inuu Daga alka ka socda Sudan uu horseedi karo Dagaal Soke eye oo dhamaystiran (full-scale civil war).

Is-Casilaadiisa ayaa timid, iyadoo ay Dow a dda Sudan ku dhawaaqday bishii June 8-dii ee sa nadkan inay Ergaygaasi u aqoonsadeen Shaqsi aan laga doonaynin Sudan (persona non grata).

Qoraal uu Madaxa Golaha KMG ee haya Tal ada dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Bur han u diray Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Gut erres ayuu ku sheegay inuusan Ergayga dhexdhe xaad ka ahayn Colaada dalkaasi.

Ergayga Is-casilay ee Volker Perth waxa uu Xilkaasi hayey tan iyo bishii January ee sanadkii 2021-dii.

Weerar lagu dilay Khaliif Gaambe iyo xubno kale oo ka dhacay deegaan katirsanGalmudug

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa caalamka ayaa weerar qorsheysan ku dilay xubno katirsan Al Shabaab oo ku sugnaa de egaanno kuyaalla gobolka Galgaduud.

Wasiir ku xiigeenka was aaradda amniga maam ulka Galmudug, Cali Baashi Cabdulaahi (Gaca nbir) ayaa warbaahinta u sheegay in duqeyn ka dhacday inta u dhaxeysa Ceelgaras iyo Ceel-lahe lay lagu dilay xubno katirsanaa Al Shabaab.

Waxa uu sheegay wasiirka in xubnaha la dilay uu ku jiro Khaliif Gaambe uu xusay in uu katirs anaa Al Shabaab, waxa uu intaa ku daray in sar gaalkan lala dilay xubno kale ay ku jiraan saraakiil oo katirsanaa Al Shabaab.

Wasiir kuxigeenka amniga Galmudug ayaa si doo kale sheegay in weerarka lagu gubay labo ga ari oo nuuca dagaalka ah oo loo yaqaan Cabdi Bi le , kuwaa ay saarnaayeen dagaalamayaal badan oo katirsanaa Al Shabaab.

Weerarkan lagu dilay xubnahan katirsanaa Al Shabaab ayaa imaanaya xilli dhawwaan duqeyn dhinaca cirka ah oo ka dhacday aagaasi lagu dil ay saddex sargaal oo katirsanaa kooxda Al Shab aab ee ka dagaalanta gobolka Galgaduud

Xasan Mustaf Dhaayow oo kasoo baxs aday kooxda Al Shabaab uu katirsanaa

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar aha an ururka 46-aad,Guutada 8-aad, Qeybta 60aad waxaa isku soo dhiibay dagaalyahan katirsanaa kooxda Al Shabaab ee ka daga allanta deegaannada Koonfur Galbeed.

Xasan Mustaf Dhaayow oo loo yaqaano (Shiniyey) ayaa sheeg ay in uu katirsanaa kooxda Al Shabaab , waxa uuna xusay ninkan uu uu taba bar kusoo qaatay degmada Jilib uuna katirsanaa machadka is-qarxinta ee Al Shabaab.

Ninkan kasoo goostay kooxda Al Shabaab ay aa sheegay in uu dhibaato badan kala soo kul may kooxdaasi intii uu katirsanaa, waxa uuna xu say in dagaalka ay ku jiraan uusan aheyn jihaad ,balse uu yahay mid dadka masaakiinta ah ku dhibaateenayaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan siya abo kala duwan usoo bandhig tay dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab , kuwaa ay dowladda sheegtay in si iskood ah isugu dhiibeen kana faa ’iide esteen cafiska dowladda u fidisay.


Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo Somali land uga digay weerar ay ku qaado Laascaa nood

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, ayaa ka digay dagaal ay Somaliland ku qaado Laascaan ood, isaga oo sheegay in hadii ay dhacdo Somali land cawaaqib xun kala kulmi doonto.

Garaadku waxa uu shee gay in Somaliland anay qabsan karin magaaloo yinka Buuhoodle iyo Laa scaanood midna, isla mar kaana hamigaasi uu yahay mid been ah.

"Waxan ku talinaya khasaaruhu intaa hay noo gu ekaado, anagu Burco iyo Hargaysa dagaal wa anu ku qaadi karnaa lakiin ma qabsan karno, idin kuna Laascaa nood iyo Buuhoodle dagaal waad kusoo qaadi kartaan lakiin ma qabsan kartaan" ay uu yidhi Garaad Soofe.

Waxa uu ka digay weerarada laga cabsi qabo inay Somaliland ku qaado Laascaan ood, isaga oo sheegay in anay faa'iido ka gaadhi doonin.

"Hasoo duulina ciidanka Caynaba iyo Oog la gu ururinayana ha laga qaado, me eshii ku hab oon ee kale ee uu wax idiinku tarayo hala geeyo, hadaad na soo weerar taan horta waan isku dhi manaynaa lakiin xili xiliyada ka mid ah waxa la arki doonaa idinka oo abaal ku qaba guryihiina" ayuu yidhi Garaad Soofe.

Somaliland ayaa dhankeeda sheegtay in ay qaadayso hawlgalo ay kula dagaalam ayso kooxo argagixiso ah oo ay sheegtay in ay Laascaanood yimaadeen, iyo ciidamada Puntland.

BAYAAN XASAASI AH OO LAGA SOO SAARAY SHIRKII MUCAARADKA JUBA LAND EE ADDIS-ABABA

Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoo biya wa xaa Dorraad lagu soo gabagabee yey shir maa lmihii lasoo dhaafay uga soc day siyaasiyiinta u sharaxan xilka Madax wey naha Jubbaland, kuwa as oo soo saa ray bayaan ka kooban 16 qodob oo ay uga hadleen guud ahaan xaaladda dalka iyo doorashooyinka Jubbaland.

Musharaxiintaan oo aad u gorfeeyey arrimaha Jubb aland ka socda iyo doora shooyinka hey’adaha dastuuriga ah oo Axmed Madoobe ay ku eedeeye en in doorasho uusan qabaneyn ayaa waxay ku dhaheen bayaankooda, "Goluhu wuxuu mudo bil gudaheed ah ku qaban doonaa dalka guddahiisa shirweyne wadatashi siyaasadeed oo ku aadan sidii ay ku qabsoomi lahayd doorasho hufan oo loo dhanayahay.”

Doorashada, tabashada siyaasadeed ee maa mulka Axmed MAdoobe ay ka qabaan, Dagaalka Al-Shabaab, cambaar eyn ay u jeediyeen Axmed Madoobe, codsi ay u direen shacabka iyo dowl adda fede raalka iyo mahadcelin ay u jeediyeen beesha caalamka ayuu ka kooban yahay baya ankaan oo dheer.

Hoos ka akhriso:

Shir wadatashi ah oo Golaha Midowga Musha raxiinta Madaxweynaha Jubaland (GMMMJ) uga socday Magaalada Addis Ababa labadii todobaad ee u danbeysay ayaa Dorraad oo taarikhdu tahay 13 Sabtember 2023 ku soo gabagaboobay guul iyo is-afgarad.

Labadii todobaad ee shirku socday waxay xub naha Goluhu diirada ku saareen arrimaha amniga (ladagaalanka Argagaxis ada), xaalada noololeed ee bulshada iyo Siyaasada (doorashooyinka) ee DGJ kadib markii uu dhamaaday mudo xileedkii Ma amulkii hore ee Jubaland, waxaana gabaga badii shirka kasoo baxay qodoban hoos ku xu san:- a) Amniga-Ladagaalanka Argagaxisada

Goluhu wuxuu bogaadinyaa islamarkana aman ayaa gulufka uu hogaaminyo madax weynaha qar anka, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Dr Has san Sh Mohamoud ee dalka lagaga xoreynayo khawaarijta waana mid muujin aysa sida ay Madaxweynaha iyo xukuum ada uga go’antahay ladagaalanka Khawa arijta.

Sidoo kale waxaan boogaadinaynaa gu ulaha isdaba jooga ah ee cidamada gees iyada ka soo hoyiyeyeen dagaalka ay khawaarijta kaga xor eynayaan dalka kuna sugayaan amniga shacabka Somaaliyeed.

Goluhu wuxuu u arkaa nasiib daro iyo wax laga xumaado in Madaxweynihii hore ee Jubaland oo hada si sharci daro ku haysta magalada Kismayo uu si cad uga caga jiidayo ladagaalanka Khara arijta tan iyo intii uu xukunka qabtay tanina waa mid dadka re-jubaland ku abuurtay shaki wayn oo ku aadan waxa uu aaminsanyahay. Sidaas dart eed, golaha oo kaashanaya qa ybaha kala duwan ee bulshada re-jubaland wuxuu bilaabi doonaan wacyi galin bulsho iyo abaabul ciidan oo ku aadan ladagaa lanka Argagaxisda iyo xoreynta deegaan ada wali argagaxisada gacantooda ku jirta.

b) Arrimaha Doorashada Jubaland

Goluhu wuxuu mar kale xasuusinayaa dad ka re-Jubaland, dowlada dhexe iyo beesha caalamka in muddo xileedkii Hay’adihii Dastuuriga ahaa ee DGJ uu ku ekaa 22- 08-2023, sidaas darteedna uu jiro firaaq maamul oo dalbaya in si degdega loo buuxiyo taas oo haddii aysan dhicin hors eedi doonta degannasho la’aan siyaasad eed iyo mid amni daro oo aan ku ekaan doonin jubaland balse saameyn weyn oo amni ku yeelan doonta Soo maaliya guud ahaan iyo dalalka dariska ah.

Madaama oo uu dhamadey mudo xileedkii ma amulkii hore islamarkaana laga baaqsa day in la qabto doorasho waafaqsan dast uurka Jubaland, Goluhu wuxuu mudo bil gudaheed ah ku qaban doonaa dalka gud dahiisa shirweyne wadatashi siyaasadeed oo ku aadan sidii ay ku qabsoomi lahayd doorasho hufan oo loo dhanayahay.

Walaaca iyo hubaal la’aanta haraysay arrim aha doorashada Jubaland waxay ab uurtay Khal khal amni daro oo fursad wayn u siisay AS in ay ku baahdo deegaamo cus ub tanina waa xalad khasbaysa in Golaha oo kaashanaya dadka re-ju baland uu hoga amiyo xiliga kala guurka, si looga baaqs ado firaaq maamul iyo mid amni.

Goluhu wuxuu aaminsanyahay in si xal waara loogu helo arrimaha amniga ay lag ama maarma an tahay in la helo siyaasad loo dhanyahay (in clusive politics) oo bul shada jubaland ku hagta ladagaalanka arg agaxisada iyo horumarinta bul shada, taa sna waxay muhiim ka dhigaysaa in la qa bto doorasho hufan oo loo dhanyahay oo waa faqsan tastuurka jubaland, mar kasta oo taasi dib u dhacdana waxay saameyn taban ku yeelanays aa amniga gudaha iyo tan dariskaba.

c) Cambaareyn

Golaha wuxuu sida ugu adag u camba raynayaa falalka argagaxisinimo iyo cabu rinta qaawan ee maamulkii hore sida joogt ada ah ugu hayo dadka siyaasad ahaan ka rayi duwan oo ugu danbeeyey afduubkii iyo masaafurintii lagula kacay xubin ho re oo ka tirsanayd golaha Wasiirada Juba land.

Sidoo kale wuxuu Golahu canbaarayn ayaa falalka caburinta, barakicinta, baada, cagajuglayn ta, xirida, xanibaada, masafu rinta, musuqmaas uqa, nolol xumada iyo shaqo la’aan baahsan ee Maamulkii hore ku hayo dadka re-kismayo taas oo ugu dan bayn sababtay in ay ka qaxaan ma gaalada Kismayo tacadiyadaas oo dowlada kenya iyo hay’ada UNHCR ku khasabtay in dib u furaan xerada Ifo two si loogu diwaan galiyo dadka kasoo xaqaya magaalada Kismayo.

d) Baaq iyo Codsi

Waxan dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar haan kuwo jubaland ugu baaqaynaa in ay si aan kala har lahayn u garab istag aan hiil iyo hooba cidamada kala duwan ee dagaalka kula jira kaw aariijta taas oo ah fursada kali ah ee dadka soom aaliyeed manta hastaan si ay isaga xoreeyaan khawaarijta.

Golaha iyo dadka re-jubalandba waxay mar ka le cadaynayaan in madaxweynihii hore oo wali si sharci daro ah ku haysta magaalda Kismayo uu san matalin dadka re-jubaland, sidaas darteed aan marna loola macaamilin inuu yahay Madax wey naha Jubaland.

Goluhu wuxuu madaxweynaha JFS Md.Dr Has san Sheikh ka codsanayaa in uu taageero himi lada dadka re-jubaland oo ah in la qabto sida ugu dhakhsaha badan doorasho hufan oo loo dhany ahay si ay fu rsad ugu helaan in ay doortaan hoga an kooda siyaasada.

Waxan ugu baaqayna madaxweynihii hore in uu ka waantoobo xaraashka sharci darada ee joogtaada ah ee ku hayo dhulkii danta guud

Sidoo kale Goluhu wuxuu ganacsatada uga digaynaa in aysan ku kadsoomin dhul ka danta guud ee madaxweynihii hore sida sharci darada ah ugu xaraashayo dhulkii danta guud.

e) Mahad celin

Goluhu wuxuu mahad aan lasoo koobi ka rin u ha yaa dowladaha dariska oo ka caaw iye DGJ amn iga iyadoo la’aanta taageera dooda aysan marna suuro gal noqoteen in manta Jubaland jirto.

Sidoo kale Goluhu u wuxuu mahad celi nayaa dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee Jubaland ka taageera arrimaha aminiga iyo adeega bulsh ada farsamo ahaan iyo maadi ahaan.Dhammaad

Magaallo keliya oo kutaalla Liibiya oo ku dhinteen in ka badan 5,200 oo qof kaddib markii..

Bariga dalka Liibiya waxaa ku dhuftay duufa anta Daniel, taa oo sababtay khas aaro badan oo isugu jira dhimasho, dhaa wac iyo bur bur dhis mayaal, waxaana sii kordhaya khasaaraha uu reebay duufa antan.

Afhayeenka wasaaradda Arrimaha Gud aha ee dalka Libya, Tariq Al-Kharaz, ayaa sheegay dhiba ato xooggan ka dhalatay duufaanta ku dhufutay dalkaasi, waxa uu na xusay in ay socdaan gurm adka loo sameenayo dadka waxyeeladu gaartay.

Waxa uu sheegay afhayeenka in Magaalada Derna oo keliya ay ku dhinteen 5,200 oo qof, hal ka 1,300 oo dheeraad ka ah tiradaasi ay aasteen qoysaskooda markii ay maydadkaasi aqoons adeen.

Afhayeenka ayaa sheegay in tirada guud ee dhimashada ee magaalladda Derna laga cabsi qa bo inay gaarto in ka badan 10,000 oo qof, waxa uuna xusay in ay jiraan meydad badan oon weli la helin looguna jiro baadigoob .

Duufaanta Daniel ayaa Axadii la soo dhaa fay ku habsatay Bariga dalka Libya, waxa ayna du ufaantan noqotay musiibo ku habs atay dadka Lii biya , gaar ahaan magaaloo yinka ay ku dhufatay ay ugu horeeyaan Derna, Benghazi, Al-Bayda, Al-Marj iyo Sousse.

MAXAAD KA TAQAAN SUUGAANTA DAMEE RA HA EE KA HADLAYSA SIDA AAN LOO MAA MUSIN?

dameerDameeruhu waxa ay kamid yihiin duunyada ay Soomaalidu dhaqato kuwaasi haatan la sheegayo in ay qaarkood sii dabar go’ayaan.

Dameeraha ayaa la kulma tacaddiyo kala duwan marka ay noqoto qaabka loo raro iyo sida loo daryeelo intaba, oo ay muuqato in sida loogu shaqeeyo aan loogu sameynin daryeel gaar ah.

Magaalada kismaayo mid kamida dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku shaqey sta dameeraha ayaa horraan BBC-da u sheegay in dameerka uu u isticmaalo daawo daroogo ah si uu ugu shaqeeyo waqti badan isla markaana uusan u daalin.

Baraha bulshada ayaa lagu arkaa in dameeraha loo raro si xad dhaaf ah lana saaro alaab ka tan weyn oo uusan xamili karin taasi oo abuurta caro dadweyne.

Intaa waxaa dheer in abwaaniin Soom aaliyeed ay maansooyin kala duwan iyo buugaag ka qoreen dhaqashada dameera ha ee Soomaalida iyo daryeelkooda isla markaana ay jiraan sheekooyin xiiso bad an oo la xiriira dameeraha.

Cuntooyinka u daran caafimaadka ilka ha ee aan maalin kasta cunno

Buuga Dameerraha

XIGASHADA SAWIRKA,IBRAAHIN

Qoraa da’yar oo lagu magacaabo DR. Ibrahim Maxmed Kaahin Dhuxul ayaa muddo afar sano ah ku howlanaa qoraalka iyo diyaarinta buug halku dhiggiisu yahay "Duunyadii la dayacay", ee uu kaga hadlayay dameeraha. qoraagga ayaa buugga kaga fallooday arrimo ay kamid yihiin,

Suugaanta dameeraha

Faa‘iidada ay leeyihiin dameeraha

Diinta islaamka iyo dameeraha

Iyo sida loo quudiyo dameeraha

Qoraagga buugga oo la hadlay BBC-da ayaa sharraxaad ka bixiyay qaar kamida suugaanta ku xusan buugga ee horraan laga curiyay dameeraha.

Dameerkii xabsiga la dhigay iyo Abwaankii booqday ee la sheekeystay

Maanso aad u xiiso badan oo uu curiyay abwaan Cabdi Qays loona yaqaanno "Darmaan iyo dalxiis" ayaa abwaanku waxa uu ka curiyay dameer la xiray oo uu xabsiga ku booqday.

Dameeraha

Waxa uu isugu yeeray dalxiis halka dameerkuna uu ugu yeeray darmaan, maa nsadaasi ayuu abwaanku gu galay kaalinta 1-aad xilli uu tartan kaga qayb galay dalka Sweden oo lagu casuumay illaa 50 abwaaniin ah.

Abwaanka oo isugu yeeraya dalxiis iyo darmaan oo ah dameerka ayaa darmaan oo ka xun xabsiga la dhigay waxa uu yiri erayadan.

Wax maan dilin, Dad maan dhicin

Maandooriyaashiyo, Daroogada mid soo gura

maan ahayn dalxiisoow, Ganacsade Dillaal ihi

Hubka lagu dagaallamo, weligay dushaydiyo

Duudkayga kuma raran, Duunyadoodu qaar bay

tahay Dacar qadhaar iyo, Deeq lagu khasaaraye

ma daldalan sidoodii, Dadkoo baahan keligay

Dibbirada i e egaay!, Duhurkii kumaan oran

Baananka dulsaarkiyo, halka Daynta laga helo

Dacwad iguma soo qorin

Nacas baa dareenkiyo, Damaciisu lumiyee

intaan diday sidiisii, Dadkaygii ma baabi'in

Dumi iyo Kacaan-diid, midna duunka kuma hayn

Xukunkooda kama didin, Dal shisheeye maan tegin

bal Diiwaanka baaroo, Darajiyo Xil maan sidin

Dorraad laygu daba galo, Halka layga dilay iyo

waxa Dabinka igu riday, Dar Allee ma garan weli!!!

Dameeraha

XIGASHADA SAWIRKA,DR DHUXUL

Wax ka qorista dameeraha

Qoraagga buugga "duunyadii la dayacay" Dr Ibrahim Dhuxul ayaa ka sheekeeyay sida uu u bilaabay qoraalka buugga ka sheekeynaya nolosha dameeraha gaar ahaan kuwa ay dhaqdan Soomaalida.

"Waxa aan ka qayb galay tababar ay na siinayeen dhakhaatiirku xeel dheer arrim aha caafimaadka ee xoolaha ayey igu dhal atay in aan lagu baraarugsaneyn darye elka iyo daweynta dameeraha," ayuu yiri Ibraahim.

Qoraagg oo ka sheekeynaya qiso iyad ana ku dhacday dameer ayaa yiri, "waxaa jirtay sheeko kale oo aan ku qoray buugga taasi oo ka dhacday magaalada Burco. Waxaa dhacday in dameer uu la kulmay shil dabadeedna ninkii dameerka lahaa uu qaatay lacag magdhow ah, halkiina uu kaga dhaqaaqay dameerkii oo xaalad xun ku sugan,".

"Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa bulshada u dhex galay oo sawirro ka qaaday kuna baahiyay baraha bulshada, waxayna ahayd mid muujineysa muhiima dda aan la siinin dameeraha marka ay waxyeello soo gaarto” ayuu yiri Dr dhuxul.

Ma badna dadka daryeelka u fidiya dam eeraha marka loo eego sida loogu shaq eysto iyo sida ay dhibaatooyinka ula kulm aan, iyadoo aysan jirin cid si gaar ah mas’ uuliyad isaga saarta daryeelka duunyada oo haatanba qaybtood ay sii dabar go’a yaan.XIGASHO:-BBC

IPHONE-KA UU FARANSIISKA JOOJIYAY KADIB WALAAC UU KA MUUJIYAY HEERARKA SHUCAACA EE UU SII DAAYO

Faransiiska ayaa ku amray shirkadda Apple inay joojiso iibinta taleefoonka iPhone 12 maadaama uu sii daayo shuc aac aad u badan.

Talaadadii, ilaalada Faransiiska ee ma amusha inta jeer ee raadiyaha ayaa sidoo kale u sheegtay shirkadda weyn ee teknol ojiyadda inay hagaajiso taleefannada had da suuqa ku jira.

Waaxda ANFR ee Fransiiska waxay ku la talisay Apple in haddii aysan ku xallin karin arrinta iyada oo loo marayo cusbo onaysiinta softiweer, waa inay dib u soo celisaa iPhone 12 kasta oo lagu iibiyay dalkeeda.

Laakin Hay’adda Caafimaadka Adduun ka ee WHO ayaa horey isku dayday in ay meesha ka saarto cabsida laga qabo shuc aaca ay sii daayaan taleefannada gacanta.

Waxay ku sheegtay boggeeda internet ka inaysan jirin wax caddayn ah oo lagu soo muujinaya shucaaca hoseeya ay wax yeello u geystaan ​​aadanaha.

IPhone 12 ayaa markii ugu horeysay la sii daayay Sebtembar 2020, walina waxaa lagu iibiyaa adduunka oo dhan.

Liibiya: Aas wadareed loo sameynayo Meydadka kumanaan qof

Dadka ku nool Magaalada burburtayee Derna oo ku taalla dalka Liibiya ayaa si quus ah u baadigoobaya eheladooda la la’yahay ka dib markii ay daadad masiibo ah oo ay ku dhinteen kumanaan qof, qaar badana ay badda la tagtay.

Meelo badan oo ka mid ah magaalada saaran xeebta badda Mediterranean-ka ayaa waxaa baabi’iyay togag biyo ah oo ay ku soo rogmatay duufaan xooggan oo habeeimadii Axadda ku dhufatay iyo biyo xireenno ku soo jabsaday magaalada. Dhismayaal dhowr dabaq ah ayaa dumay oo ay ku jireen qoysas hurday.

Saraakiisha ayaa tirada la la’yahay ku sheegay 10,000 oo qof. Hay’adda gargaar ka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa sheegtay in tiradaasi ay tahay ugu yaraan 5,000.

Usama Al Husadi, waa 52 jir darawal ah, tan iyo markii ay musiibadu dhacday waxa uu baadi goobayay xaaskiisa iyo shan carruur ah oo uu dhalay. ” Lug ayaan ku maray anigoo raadinaya… dhammaan isbitaallada iyo iskuullada ayaan tagay laa kiin nasiib uma yeelan,” ayuu u sheegay Reuters, isagoo madaxiisa gacmaha ku haya.

Husadi oo habeenka duufaantu dhacday shaqo ugu maqnaa magaalo ku dhow Derna ayaa mar labaad garaacay teleeankii xaaskiisa balse Waa la damiyay. "Waxaan weynay ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan qoyska aabbahay, inta u dhaxaysa maqan iyo dhintay,” ayuu yiri.

Xeebta ayaa waxaa buux dhaafiyay dhar, alaab ay ku ciyaar



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip