HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Wednesday September 13, 2023 - 08:58:48 in Wararka by
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Wasiirka Warafaafinta: Dalxiiska wuxuu qayb ka qaadan karaa dib u heshiisiinta iyo is-dhex galka bulshada

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dha qanka & Dalxiiska XFS, Md.Daauud Aweys Jaamac ay aa furay munaasibadda maalinta Qaran ee Dalx iiska.

Wasiir Aweys ayaa shee gay in dalxiiskii dalka uu ku yimid burbur soddonkii sano ee lasoo dhaafay, balse ay muuqdaan ifafa allooyin aad u qurux badan, maaddaama ay ka wada socdaan dib u dhis xooggan iyo dib u xorayn.

Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiirka War faafinta ayaa sheegay in ay dowladdu dhowaan samays ay daraasad ku aaddan sidii dib loogu soo noo layn lahaa dalxiiskii dalka.

Dalxiiska ayuu sheegay in uu qayb ka qaadan karo dhaqaalaha dalka, horumarin ta shaqa abu urka, dib u heshiisiinta iyo is-dhex galka bulsha deenna.

Wasiirka ayaa xusay in Soomaaliya ay leedah ay kheyraad fara badan oo dhinaca dalxiiska ku wanaagsan, dhammaan goboll ada dalkuna ay leeyihiin goobo u diyaars an dalxiiska una baahan oo keliya maalga shi in lagu sameeyo.

Wasiir Aweys ayaa u bogaadiayay una mahad celiyay shirkadaha maxalliga ah ee u istaagay soo noolaynta dalxiiska dalka, kuwaas oo dabool ay inta badan shaqadii looga baahnaa hay’adaha dowladda.

Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiis ka Soomaaliya iyo hay’adaha wadd aniga ah ee ka shaqeeya dalxiiska ayaa isu diyaarinaya xuska 13-ka Septembar oo ah maalinta dalxiiska Soom aaliya.

Madaale oo safiirka Talyaaniga ku ware ejiyay dhul buuq badan dhaliyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaa le) ayaa Shalay xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka jamguuriyada Talya an iga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi

. Kulankaan oo ay goobjoog ka ahaaye en gud doomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada ma amulka gobolka Banaadir iyo taliyaha qeybta gu ud gobolka Banaadir ee ciidanka Booliska Sooma aliyeed.

Kulankan ayaa looga hadlay arrinta ay kamid yihiin xoojinta wada shaqeynta iyo is kaashiga lab ada dhinac, dardar-galinta ma shaariicda ay dowl adda Talyaaniga uga qeyb-qaadaneyso horuma rinta caasimad da, gaar ahaan dib udhiska kaa bayaasha dhaqaalaha.

Duqa M/Muqdisho Md.Madaale iyo Safiirka Taly aaniga Mr. Alberto Vecchi ay aa intaas kormeer socod ah ku tagay dhis maha xarunta Kaasa Itaa liya ee degmada Xamar Weyne oo dhawaan ay soo codsa tay Safaarada Dowladda Talyaaniga oo milkiyada dhulkaasi iyagu lahaa.

Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaal iya Mr. Alberto Vecchi ayaa guddoomiyaha G/Banaadir u ga mahadceliyay sida uu uga jawaabay codsigoo dii ahaa in loo banne eyo dhismaha Casa Italia ee degmada Xamar Weyne.

Safiirka ayaa dowladda federaalka Soo maal iya, gaar ahaan guddoomiyaha go bolka Banaadir ugu mahad-celiyay soo ce linta dhismaha Casa Italia, wuxuuna shee gay in tani ay ka tarjumayso sare u qaad idda xiriirka qotoda dheer ee ka dhexeeya labada dal.

Si kastaba, dhulka uu ku yaallo dhisma ha Casa Italia ayaa tan iyo burburkii wuxuu gacanta ugu jiray muwaaddiniin Soomaali yeed, halkaasi oo ay ku yaalleen goobo ga nacsi oo kala duwan.

Xildhibaan Yaasiin Farey oo si adag uga jawa abay hadal ka soo yeeray Wasiir Fiqi

Xildhibaan Yaasiin Cabdullahi Farey ayaa u ja waabay Wasiirka arrimaha gudaha Ax med Mac alin Fiqi oo Xarardheere ka sheeg ay inay xorey doonaan degmooyinkii dhaw aan laga baxay ee Ceeldheer iyo Gal cad, ilaa Ceelb uur.

Yaasiin Farey oo soo saaray qoraal dheer ayaa shee gay in deegaanadaas ay xor eysa doonaan dadkii u dhashay oo u diyaarsan inay la dagaalamaan ar gagixi sada.

"Deegaanada Bariga Galgaduud iyo Mu dug wa xaa u taagan oo xureynaya dadka u dhashay, ku dhashay, iyo kuwa matala oo kaashanaya CXD Soomaaliyeed, waana uga mahad-celineynaa ga rabka ay siinaya an bulshada Soomaaliyeed iyo si da ay u ci ribtirayaan Khawaarijta,” ayuu yiri Y. Farey

Qoraalka Xildhibaanka ayaa intaas ku sii daray "Hadalka kasoo yeeray Axmed Macalin Fiqi ma aha mid ka turjumaya, loo akhrin karo ama loo fas iran karo abaabul bulsho, mas’uuliyad iyo mowqif ka dib u xureynta, waa kala qeybin bulsho iyo ka la dhantaalida juhdiga socda.”

Sidoo kale Xildhibaan Yaasiin Farey ay aa qor aalkaan ku yiri "Hadalka Fiqi waxa uu lamid yahay qadafyadii uu ku suntanaa sooyaalkiisa siyaasade ed ee ahaa ‘No More Reer Hebel, iyo ijaafooyinkii uu hore ugu geystay Ciidamada Qaranka guud aha an’ si gaar ah ciidamada Xoogga Dalka So omaaliyeed oo uu ku tilmaamay sifooyin aan u qalmin oo sharaf dhac ku ah”.

Yaasiin Farey ayaa ku dooday in dadka deeg aanadaas ay waayo badan ku soo jire en halgan adag, isla markaana aysan u qal min hadalo niy ad jab ah, isagoo rajo ka mu ujiyey in mar dhow uu guuleysa doono hal ganka ay ku jiraan dadka dega bariga gob olka Galgaduud.

"Marnaba uma qalmaan dadka xaq u dirirka ee dhiigooda shubayey 14 bilood iyo CXDS in hadalo meel ka dhac ku ah ay ku hadaaqaan siyaasiyiin ta uu ka lumay bartilmaameedka iyo jeheeynta dib u xure ynta dalka. #Halganku waa guuleysa naa,” ayuu yiri Yaasiin Farey.

Jawaabta uu Yaasiin Farey siiyey Was iir Fiqi ayaa hadal-heyn ka dhex abuurtay baraha bul shada, Fiqi ayaa in ka badan 10 cisho ku sugan degmada Xarardheere oo ka mid ah degmooyin ka muhiimka ah ee dhawaan laga xoreeyey Al-Shabaab.

Wasiir Fiqi ayaa maalin ka hor Xarar dheere ka sheegay inay abaabuleen ciidan xoog leh oo ku filan inay kooxda Al-Shaba ab ka xoreeyaan dhulka ay ka joogaan Gal mudug, waxaana lagu wadaa in maalmaha soo socda ay Xarardheere tagaan Madax weynaha Galmudug, Taliye Mahad Salaad iyo Madaxweyne Xasan Sheekh.

Dowladda Soomaaliya oo gaadiid ku wareeji say labo dowlad Goboleed

Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo dary eelka bulshada dowladda FS ayaa ga waari loogu talagalay baahinta adeegga talaalka ku wareeji yey wasaaradaha caafi maadka dowlad gobole edyada Jubaland iyo Koofur Galbeed.

Gawaaridan oo loogu talagalay in ade egga tal aalka lagu gaarsiiyo tuulooyinka iyo magaalo oyin ka kala fog fog ayaa qeyb ka ah dadaalada wasaarad da caafimaadkaay ku xoo jineyso sara u qaadista tay ada Caafimaadka dalka gu ud ahaan iyo tan heer ma amul goboleedba.

Maxamed Cismaan Xaaji wasiirka was aaradda caafimaadka dowlad goboleedka Koofur Galbeed iyo agaasimaga guud ee wasaaradda caafimaad ka Jubbaland Xus een Macalin Cali ayaa kala war aagey Was iirka wasaaradda caafimaadka labo gaari nooca loo yaqaano Hartopka oo qeyb ka ah qalabka iyo gaadiidka loogu talagaley horumarin ta iyo fududaynta adeegga Caa fimaadka Hirsha beelle.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel ka bulsh ada Xukuumadda Federaalka Soo maliya waxaa ka go’an horumarinta caaf imaadka guud ee dalka iyo sidii bulsho wa ynta Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen ad eeg Caafimaad oo tayo leh.

Imtixaanka Aqbalaadda Jaamacadda Ummad da Soomaaliyeed oo billowday

Muqdisho:- Raktar Xigeenka Jaamaca dda Um madda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Ca bdullaahi Sh. Rashiid (Maki) ayaan Shalay daah furay Imtixa anka Aqbalaadda oo ka dhacay xarumaha Jaam acadda ee Ban aadir, Galmudug iyo Puntland.

Imtixaanka oo ay u fariis atay 3731 ar day ayaa loo gu tala galay in lagu ogaa do heerka aqooneed ee ar dayda iyadoo ard ayda ku soo baxda xaq u yeelan doonaan gelitaanka Jaa macadda.

Raktar xigeenka Prof. Dr. Cabdullaahi Sh. Ra shiid, ayaa sheegay in imtixaanka si caddaalad ah loo qaadayo, ardaydana si hufan isu soo diiw aan geliyeen.

uxuu sheegay in Jaamacadda ay ka go’ an tah ay sidii ardayda Soomaaliyeed ay u heli lahayd waxbarasho tayo leh, iyada oo aan loo eegayn halka ay kasoo jeeda an.

Ardayda ku guulaysta waxa lagu wargelin doonaa natiijadooda todobaadyada soo socda.

ATMIS oo bayaan kasoo saartay shaqaa qo dhimasho sababtay oo ka dhacday xerada Xalane

Howlgalka ATMIS ayaa war saxaaf ade ed ka soo saaray shaqaaqo sababtay dhi masho, taa soo axadii ka dhacday halka loo yaqaano Madiino Gate oo ah illinka hore ee xe rada Xalane.

Ciidamada ATMIS ayaa too gasho ku dil ay nin dhallinyaro ah oo ay sheegeen in uu doo nayay inuu si xoog ah ku galo xa runta Xalane, iyagoo sheegay ka hor inta aan la toogan inuu tooreey ku dhaawacay askari ATMIS ah oo hor- istaagay oo ilaalo ka ahaa albaabka Xalane.

ATMIS waxay sheegtay in dhacdadaan baarit aankeeda ay la kaashanayaan ciid amada amm aanka DfeS.

Waxay sheegeen inay ka go’an tahay inay hu biyaan bed qabka iyo ammaanka shaqaalaha iyo sidoo kale dhammaan sha qsiyaadka sida joogt ada usoo booqda xer ada Xalane.


Laamaha Amniga Muqdisho oo qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab oo ka yimid furimaha dagaalka

Maamaulka gobolka Baanadir ayaa she egay in gacanta lagu dhigay xubno ka ti rsan Al-Sh abaab oo ka soo cararay furi maha dagaalka ku waasi oo doonaayay in ay falal amini daro ka geystaan Magaala da Muqdisho

Guddoomiyah degm ada Wartanabada Sey nab Xaabsey ayaa til maamtay in da gmada Wartanabada ay ka bilaabeen how lgallo roonto da ah oo ay ku marayaan xaf adaha dagmada wa xa ay sheegtay in ay howlgalladaasi ku soo qab qabteen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo si dhuu maalaysi ah uso galay Wartanabadda.

Sidoo kale waxaa ay sheegtay in ay si doo kale ku raad joogaan Xubno kale oo katirsan Al-Shaba ab, kuwaas oo laamaha Amniga xog ku heleen in ay soo galeen ma gaalada, iyada oo Shacabka u gu baaqday inay la Shaqeeyaan laamaha Amniga Soomaaliya.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ma almahaan waday howlgallo iyo kormeer ay masuuliyiinta ma amulka ku marayeen qey baha kala duwan ee dagmooyinka gobolka Banaadir

NISA Oo Shaacisay Magacyada Horjoog ayaal Ka Tirsan Alshabab Oo Lagu Diley Aw-Dheegle Iyo Bulacle

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qar anka ee NISA ayaa shaacisay magacy ada iyo Sa wirada qaar ka mid ah horjooge yaashii Alshab aab oo ay sheegtay in lagu diley hawlgalladii u gu dambeeyay oo ay fu liyeen ciidanka Qaran ka, geesiyaasha de egaanka iyo Saaxiibada Caa lamka.

War Saxaafadeed ka soo baxay Taliska Naba dsugida ayaa u qornaa sidan hoos ku qoran;

Sirdoonka Soomaaliya waxa uu si dhaw ula soc day dhaq-dhaqaaqyada iyo xogta horjoogeyasha hadda la dilay iyo kuwa ka le ee wali baxsad ka ah kuna dhuumaalay sanaya dhulka hawdka ah.

Xogta horjoogeyaasha la dilay:-

1. Horjooge Sheekh Cabdullaahi waxa uu horjo oge u ahaa maleeshiyaad Khawaarij ah oo loogu talagalay in ay dadka ku dhib aateeyaan deega anka Number 50 ilaa iyo deegaanka Buufow ee G/Sh/Hoose, wax aana lagu dilay hawlgalkii Aw dheegle.

Timajilic

2. Horjooge Cali Timajilic waxa uu ahaa ho rjoog aha Caafimaadka ee Maleeshiyaadka Khawaarij ta qaybta loogu yeero Jaylaani oo ka hawlgasha G/Sh/Hoose,Ninkan wa xa uu Khawaarijta ku bii ray 2012-kii, wixii ka dambeeyay 2017-kii ilaa iyo markii la khaarijiyay waxa uu ka hawlgalayay Sh/ Hoose. Waxaana lagu dilay hawlgalkii Aw dhe egle.

3. Horjooge Bashiir Dheere waxa uu ahaa horjo ogaha Khawaarijta ka hawlga sha aagga Buula-mareer waxa uuna si ga ar ah u hogaaminayay Maleeshiyaadka ay ugu yeeraan qaybta Macalin Salaxay, wa xaa lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

4. Horjooge Cabdiqafaar oo loo yaqaano mac alin Nadaara waxaa uu Khawaarijta ku biiray 20 09 waxa uu qayb ka soo ahaa Ja mhadaha Muqd isho gaar ahaan qaybta di lalka, ka dib waxaa la gu daray qaybta ay u gu yeeraan jugta culus ee weerarada qaa da, hadda waxa uu ahaa Hor jooge xagga marin habaabinta u qaabilsanaa kha waari jta ku sugan Gobalka Shabeellaha Hoose, waxaa lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

5. Horjooge Shaaciye Maxamed Cali oo loogu yeeri jiray Kufridiid, waxa uu ahaa ho rjooge dhi naca waxyaabaha qarxa ah oo ka hawlgala gob alka Shabeellaha Hoose, waxaa lagu dilay haw lgalkii Awdheegle.

6. Sakariye Maxamed Bashiir oo loo yaq aanay cadnaan ama Sandheere, 2011-kii ayuu Khawaar ijta uga biiray Muqdisho wa xa uu inta badan ka soo shaqeyay qaybta ay ugu yeeraan jugta culus, jagooyinka uu soo qabtay Horjoogahan waxaa ka mid ah waxa ay ugu yeeraan khanaasinta, sidoo kale waxa uu soo noqday Horjoogaha Diiw aanka Jugta culus ee G/Sh/Hoose, hadda na waxa uu ahaa ku xigeenka horjoogaha qaraxyada Shabee llaha Hoose, waxaa la gu dilay hawlgalkii Aw dheegle.

7. Horjooge Axmed Cali Daahir Shuuke, waa nin muddo dheer ku soo jiray Khawa arijta hawlo kala duwanna ka soo qabtay la akiin hadda waxa uu qayb ka ahaa horjoo geyaal loo xilsaaray in ay kiciyaan bu lshada si ay Khawaarijtu u helaan dha llinyaro kale oo ay dabka ku shubaan, waxa ana lagu dilay horjoogahan hawlgal ka dha cay meel u dhow deegaanka Bulacle ee gobalka Galgaduud.

Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka qe yb gal ay madasha dhaqanka Shiinaha ee 2023

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa M/Chang sha ee ca asimadda gobolka Hunan uga qe yb galay mada sha dhaqanka iyo dhexgal ka Bulshada ee Dalka Shiinaha, isagoo mu naasabaddaas ka jeediyay khudbad dheer oo taabaneyaa dhinacyada dha qanka iyo sida loo horumarin karo.

Munaasabadda ayaa ujee dadeedu ah ayd sida loo hor umarin karo isweydaarsiga dhaqanka iyo sida caalamka loogu soo ba ndhigi lahaa dhaqanka Shiinaha ee buls hada Gobolka Hunan .

In ka badan 60-wakiilo kala duwan ayaa mad asha ka qeyb galay oo ay ku jir aan saraakiisha dowladda iyo wakiillada sa faaradaha caalamka. Waxayna isugu yima adeen kobcinta isfahamka dhaqanka iyo iskaashiga caalamiga ah.

Ka soo qeyb galka Danjire Kullane, ay aa muuji neysa sida ay Soomaaliya uga go’ an tahay xooj inta xiriirka kala dhexeeya Shiinaha, isagoo uga mahad celiyay xukuu madda Beijing kobcinta hid aha dhaqanka.

Xafladda ayaa lagu soo bandhigay doo do, riwa ayado iyo bandhigyo muujinaya quruxda dhaqan ka shacabka gobolka Hu nan iyo guud ahaan Dal ka Shiinaha. Wax ayna Soomaaliya oo ka mahad celisay martiqaadka loo fidiyayay rajaynaysaa in ay mustaqbalka ka qayb-gasho munaasabad aha kuwan la mid ah.

Dowladda Federaalka oo mashaariic ka hirgel inayso Koofur galbeed

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koo nfur Galbeed Md.Cabdicasiis Xasan Maxamed Laf ta gareen ayaa xafiiskiisa ku Qaab bilay Wasiirrada Was aaradaha Beeraha iyo Xan aanada Xoolaha XFS oo Shalay gaaray Magaalada Baydhabo.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Md. Axmed Madoobe Nuunoow iyo Wasiir ka Wasaa radda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Md. Xasan Xuseen Maxamed Eeley ayaa Madaxweyne Laft agareen u sheegay in socdaal kooda uu ku qotoma Xoojinta wada shaqaynta iyo hirge linta mashaariic kala duwan oo labada Was aaradood ay ka hirgelinayaan guud ah aan Koo nfur Galbeed.

Madaxweynaha D/G/KGalbeed Md.Cab dicas iis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ugu mahad celiyay Wasiirrada socdaalkoo da Baydhabo, wux uuna xusay inay muhi im tahay hirgelinta masha riicda ay u baa hanyihiin bulshada.

Galmudug oo si adag uga jawaabtay Eedeyn kaga timid DDS

Maamulka Galmudug ayaa beeniyay eedeymo kaga yimid hogaanka nabadgal yada ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la xariirta in Galmudug ay ku lug laheyd da gaal ka dhacay degmada Shil aabo ee gobolka Qoraxey.

Dagaalka ka dhacay degmada Shilaabo ee lagu eedeeyay in Galmudug ku lug la heyd ayaa la sheegay iney ku dhinteen 12 ruux.

Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmu dug Ab shir Cabdi Sheekhoow oo la ha dlay BBC-da ayaa sheegay in dagaalka ka dha cay Shilaabo uu ah aa mid u dhaxeeyay dad wada degan DDS

Wuxuu sidoo kale sheegay aysan jirin ciidamo ka tirsan Galmudug oo u talaabay xaduudka ay la wadaagaan dhanka dowl ad deegaanka Soomaa lida Itoobiya.

"Anaga waxaan kala socono malahan dagaalka halkaas ka dhacay, mana jirto wax xiriir gaar ah oo ay nagala soo samee yen maamulka dowlad deegaanka eedey maha uun baa aragnay, mana jirto ciidan Galmudug ah xadka Itoobiya u talaab ay, eedelaasina waa arin ay ku fududaadeen maa mulka deegaankaas"ayuu yiri Wasiir Abshir.

Hoggaanka Nabadgalyada ee Dowlad degaan ka Soomaalida Dayib Axmed Nuur ayaa Waraysi uu siiyay Warbaahinta ku sheegay in habeennim adii Axadda ahayd ee lasoo dhaafay dablay huba ysan ay wee rar kusoo qaadeen tuulo hoos tagta deg. Shilaabo ee degaanka Soomaalida, halka as oo lagu dilay 12 qof oo isugu jira shac ab iyo ciida mo dowladeed, weerarkan oo dowlad degaanku ku sheegay in dadkii fuli yay ay kasoo tallaabeen dhinaca Soomaali ya ayaa waxaa eedaas beeniy ay maamulk a Galmudug Soomaaliya.

Laftagareen oo Magacaabay Garsoor iyo xeer Ilaalin cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Koonfurgalbee d

Md. Cbdicasiis Hassan Moha med Lafta-gareen magacaabay guddoomiyeyaasha maxka madahaGarsoorka Iyo Xeer-ilaalinta Gob olka shabeelaha Hoose.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

Siyaasiyiin Mucaaradsan Laftagaren oo shir xasaasi ah ku yeeshay Nairobi (War Murtiyeed)

Shir saddex cisho socday ayaa ma gaa lada Nairobi ku soo dhamaaday kaasoo lo oga tasha nayey aayaha iyo mustaqbalka Maamulka Koon fur galbeed Somalia.

Shirka ayaa ahaa mid xasaasi ah oo lo oga arrinsanayo arrim aha ay kamidka yih iin, doorashada Mada xweynaha ee Janaa yo 2024-ta, qaladaad uu ku kacay maamul ka Laftgareen & la dagaalanka Al-shabaab

Waxaa Shirka Isugu tagay Gudoomiyaa shii ho re ee Baarlamaanka Soomaaliya Md. Sharif Has san Sheikh Aden Issak, Md. Maxamed Cismaan Jawaari,Md. Maxamed Mursal,& Siyaasiyiin Xilal kala duwan ka soo qabtay Dalka oo caanka ah Koonfur Galbeed.

Waxaa ugu dambeyn shirka laga soo saaray War murtiyeed afar bog ka kooban oo looga had lay xaaladaha ka jira Koonfur, galbeed , Doora shooyinka, qaladaad uu ku kacay Maamulka Laf tagareen oo ay tahay in la saxo, dagaalka Al-Sha baab iyo arrimo kale.

Puntland oo sheegtay inay ku raad joog to soo qabashada dadkii ka dambeeyay dilka dhaqtar lagu dilay Gaalkcyo

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dhinaca Puntland, Feysal Sheikh Cali (Jife jabsade) ayaa sheegay inay ku raad joog aan dadkii ka damb eeyay dilka dhaqtar ca an ah oo dhawaan lagu dilay M/ Gaalk acyo.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in la aqo onsaday ninkii dilka ge ystay, kaasoo uu sheegay inuu magaalada ka baxsaday mar kii uu falka geyast ay, wuxuuna sheegay in ay ku daba jiraan oo ay ka soo qaban doon aan meel kaste oo uu galo.

Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in go’aan kii ay gaareen Isimada G/ Mudug lagu xuk umidoono qofkii qof dila. Wuxuu sheeg ay aanooyinka qabiil ka inay mushkilad we yn ku noqdeen nabad galy ada M/Gaalkacy o.

Dhinaca kale, magaalada Gaalkacyo ay aa la ga dareemayaa xiisad kacsanaan ah oo ka dhala tay dilka Dr. Sakariye Cabdi Ja amac, waxayna ta asi keentay dadku inay aad u qataan hubka fud ud, si looga digtoo naado beegsiga aanooyinka qabiilka.

Dad badan ayaa magaalada uga carar ay dilal ka aanooyinka qabiilka, kuwaas oo cabsi ka muuj iyay in loo beegsado qabiil kooda awgeed.

Dadka shacabka ee ku nool Gaalkacyo ayaa aaminsan haddii qofkii qof dila la qis aaso ay joog san lahaayeen dilalka aanooy inka.

Gaalkacyo oo ay ka istaageeen dilalka Shaba abka ka geysan jireen, ayaa hadda waxaa bedde lay dilalka aanooyinka la xiri ira.

Kun qof oo dhimatay & kumanaan kale oo la la’yahay ka dib markii

Ugu yaraan Kmanaan qof ayaa lagu la’ya hay Liibiya Talaadadii ka dib markii daadad ka dha shay duufaan weyn, oo jab satay bi yo-xireenno, ay qa adeen dhismayaal ayna ba abi’iyeen illaa rubuc ka mid ah magaa lada bariga dal kaas ku taalla ee Derna.

In ka badan 1,000 mayd ayaa hore loo ga soo saaray Derna oo keliya, waxayna saraakiishu fil ayeen in tirada dhimashadu ay intaas ka badan doonto, ka dib markii duufaanta Daniel ay ku soo rogmatay ba dda Mediterranean-ka oo ay gashay Liibiya oo ah dal burburay in ka badan toban sano oo colaad ah.

Weriye ka tirsan wakaaladda wararka ee Reut ers oo ku sii socday magaalada Der na, oo ah ma gaalo xeebeed ku dhow 125, 000 oo qof, ayaa ar kay baabuur ku rogmad ay hareeraha waddoo yinka, geedo dumi yey, iyo guryo daadsan.

"Waxaan ka soo laabtay Derna. Waa masiibo aad u weyn. Meydadku meel wal ba way jiifaan – badda, dooxooyinka, dhis mayaasha hoostooda,” Hichem Abu Chki ouat, wasiirka duulista rayidka iyo xubin ka tirsan guddiga gurmadka ee maamu lka ka taliya bariga, ayuu khadka taleefoonka ugu sheegay Reuters.

"Tirada meydadka laga helay Derna waa in ka badan 1,000,” ayuu yiri. "Ma buunb uunin, marka aan leeyahay 25% magaala da waa la waayay, dhismayaal badan oo badan ayaa dumay.”

Abu Chkiouat ayaa mar dambe u shee gay Al Jazeera in uu filayo in tirada guud ee ku dhimatay dalka oo dhan ay gaari doonto in ka badan 2,500 oo qof, maadaa ma tirada dadka la la’yahay ay kor u sii kacayso.

Tamer Ramadan, oo madax ka ah wafdi ka so cda Ururka Caalamiga ah ee Laanq eyrta Cas iyo Laanqeyrta Cas (IFRC) ayaa u sheegay wariye yaasha isagoo ku sugan Geneva "Waxaan ka xa qiijin karnaa ilo-wareedkayada madax-bannaan in tirada dadka la la’yahay ay tahay ilaa 10,000 oo qof.

Muuqaal kale oo lagu wadaagay Faceb ook, oo ay Reuters si madax-bannaan u xa qiijin karin, ay aa u muuqday mid muujinaya daraasiin maydad ah oo ku daboolan bustayaal yaal laamiyada.

"Ma hayno wax aan dadka ku badbaad ino … mashiinno ma haysanno … waxaan codsaneynaa gargaar degdeg ah,”ayuu yiri Khalifah Touil, oo ah shaqaale amb alaas ah.

Derna waxaa kala qaybiya webi xilliye edka oo ka soo qulqula dhulka sare una so cda dhanka ko onfureed, waxaana caadi yan laga ilaaliyaa fataha adda biyo-xireenn ada. Muuqaal la soo dhigay bar aha bulsha da ayaa haraadiga biyo-xireen bur bur ay oo 11.5 km (7 mayl) ka xiga magaalada hal ka as oo ay isugu tageen laba dooxood oo webi ah, kuwaas oo hadda ay ku hareera ysan yihiin bar kado aad u badan oo ah bi yo midab dhoobo ah.

Qarax lala eegtay Ciidamada Kenya iyo khas aaro ka dhashay

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ay aa waxaa lala beegsaday Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Gob olka Waqooyi Bari, kuwaas oo marayay duleedka Magaalada Lamu waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa warraka la helay waxaa ay shee gayaan in uu hal eelay mid kamid ah gaadiidka Ciidamada Kenya xilli ay mar ayeen inta u dhaxeeysa degaanna da Milim aani iyo Sal dhiga Ciidamada Ken ya ee Boori.

Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Ke nya ayaan weli ka hadlin qaraxa, hayee shee Al-Shab aab oo sheegatay mas’uuliy adda qaraxa ayaa sheegay inay kudileen 1 askari o katirsan Ciidam ada Kenya, in kas too aysan jirin warar madax ba nnaan oo xaqiijinaya sheegashada Al-Shabaab.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaa raya duleedka Magaalada Lamu ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Ke nya ay halkaasi ka wadaan howlgallo xoo gan, isla markaana socd aalkooda ay iska sii wateen.

Maraykanka oo Iran u fasaxaya $6 bill ion si ay u sii dayso 5 muwaadin

Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo jidka u xaadhaysa in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay dalka Mara ykanka kuwaas oo ku xi ran dalka Iran.

Washington ayaa u ogolaatay in dalka Iran loo fasaxo lacag gaadhaysa illaa $6 billion oo dollar oo kaga xa nniban dalka Ko onfurta Kuur iyada, iyada oo lacagtaas loo wareejinayo dalka Qatar.

Lacagtan ayaa la xannibay ka dib mar kii uu Maraykanku ku soo rogay cunaqa batayn dhaqa ale dalka Iran.

Sidoo kale waxaa heshiiskan qayb ka ah, in Maraykanku ay sii daayaan shan mu waadin oo u dhashay dalka Iran oo ku xi dhan gudaha dalka Maraykanka.

Xoghayaha arrimaha debedda ee Mar aykan ka Antony Blinken ayaa 7aadkii hore qalinka ku duugay, amarka lagu fasaxayo lacagtaas, bil ka dib markii masu uliyiin ka kala socota Maraykanka iyo Iran, ay mab da’iyan uga heshiiyeen arri ntan.

Go’aanka lagu fasaxayo lacagtan, lalam a socodsiin aqalka wakiillada ee Maraykan ka, wixii ka horreeyey maalinimadii Isniinta, sida ay baahis ay wakaaladda wararka ee AP.

165 qof oo ka badbaaday Shil Diyaaradeed

Diyaarad Rakaab oo nooceedu ahaa Airbus A320 ayaa Shalayto Degitaan Deg deg ah sa maysay, xilli ay ku jirtay Duullima ad Gudaha ee dalka Raashiya.

Diyaaraddaasi oo Tirsiga Duullimaadke eda ahaa U6-1383 waxay Cilladu qabsat ay,xilli ay isaga kala gooshaysay Magaa lada loo dalxiis tago ee Sochi iyo Magaal ada kale ee Omsk.

Shirkadda Diyaaradaha ee Ural Airlin es Air lines sheegtay inay wada badbaade en 161-kii qof ee saarnaa Diyaaradaasi, ka dib, markii uu Duul liyaha ku dejiyey Diyaa radda dhul beereed lagu abuuray dalaga Qaadiga ama Sareenka oo ku yaalla meel ku dhow Tuullada Kamenka ee Degm adda Ubinsky ee Gobalka Novosibirsk Oblast ee dalka Raashiya.

Hay’adda Federalka Raashiya ee Gaadi idka Hawada (The Federal Agency for Air Transport) waxay sheegtay inay Diyaarad aasi la socdeen 159 qof oo Rayid ah iyo 6 qof oo Shaqaalaha Diy aarada ah, kuwaasi oo dhamaantooda ka badba

aday Shilk aasi.



MUXUU YAHAY HESHIISKA HUBKA NUKLIYEERKA EE SOOMAALIYA SAXIIXDAY?


AFP XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Qoraalka sawirka, Cilmibaaristii ugu dambeysay ay aa muuj isay in uu kordhay tirada hubka nucliy eerka dunida Da wladda Federaalka Sooma aliya ayaa sax iixday he shiiska caala miga ah ee lagu mag acaabo Heshiis ka Xakame ynta Faaf idda iyo Tija abada hubka wax-gumaada ee Nukliyeerka.

Heshiiskaas ayaa magaciisa lagu ee loo soo gaabiyo CTBTO. Heshiiskaas waxaa horey u dii day dalal waa weyn oo ay dunida ah oo ay ka mid yihiin Israel, Hindiya, Kuuriyadda Waqooyi, iyo Iiraan.

Jimcihii la soo dhaafay ayuu isaga oo metel ay a Soomaaliya waxaa heshiiskaas qalinka ku du ugay Abukar Daahir Cismaa 'Baale' oo ah ergey ga joogtada ah ee dawladda Soomaaliya u qaabi lsan Qarammada Midoobay.

Tallaabadan ayaa daba socotay ka dib markii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Ab shir Cumar Jaamac Huruuse uu bishii Juun balla nqaaday in dalkiisu saxiixayo heshiiskaas, isagoo ku sugan shir caalami ah oo haayadda Qaramada Midoobay u qaabbilsan heshiiskan ay ku qabatay magaalada Vienna.

Muxuu yahay heshiishka hubka Nukliyeerka ee ay saxiixday Soomaaliya?

CTBTO XIGASHADA SAWIRKA,CTBTO

Qoraalka sawirka,

Abubakar Daahir,er geyga joogtada ah ee dawlad da Sooma aliya u qaabilsan Qara mada Midoobay oo sa xeexaya heshiiska CTB TO.

Sebtembar 24, 1996, ayay ahayd markii He shi iska Mamnuucidda Tija abada Nukliyeerka ee ka ma danbaysta ah la hir geliyey xilligaas oo wadd ammada loo furay in ay saxiixaan, si ay ugu hog gaansamaan waxa uu dhigayo.

Heshiiskan ayaa qeexaya in dawladaha saxi ixaa ay ballanqaadayaan in deegaankooda, had day tahay bad, berri iyo hawoba aanay sina ugu tijaabin ama ugu qarxin waxa la xidhiidhka hubka nukliyeerka, hadday mid ciidan iyo mid ujeed nab adeed lehba tahayba.

Markii u horreysayna dhammaan shanta daw ladood ee hubka Nukliyeerka ah ee lagu aqoon saday heshiiska Nuclear-ka ee (Shiinaha, Farans iiska, Ruushka, Boqortooyada Ingiriiska iyo Maray kanka) ayaa saxeexay heshiiskaas, iyada oo 66 dawladood oo kale ay la saxiixeen isla maalin taas.

Waxaana tan iyo intii ka danbaysay marba ku soo biirayey oo saxiixayey badi dawladaha addu unka, kuwaas oo Soomaaliya hadda ugu danb ay so xilli ay isugeyn tirada guud noqonayso dalkii 187-aad ee saxeexa.

Dawladaha saxiixay ayaa si toos ah markaas u gu mid noqonaya ururka CTBTO oo ay ku mid ay san yihiin dhammaantood. Sida oo kale saxee xa ka dib dawladaha ayaa laga rabaa in ay ka ansi xiyaan barlamaannadooda isla mar ahaant aana ballan qaadaan hirgelintiisa iyo u hoggaan sam idda qodobbada uu dhigayo.

Dalalkee ayaa aan illaa hadda saxiixin?

Alamy XIGASHADA SAWIRKA,ALAMY

Qoraalka sawirka, Hub Nukliyeer ah

Inkasta oo dalalka adduunka badankiisu ay sa xiixeen haddana waxaa jira tiraba sagaal dal oo iy agu aan qayb ka ahayn heshiiskaas. Dalalka as ayaa kala ah Bhutan, India, Mauritius, North Korea, Pakistan, Saudi Arabia, South Sudan, Syria, Tonga.

Sababo kala duwan ayaanay u saxeexin, ku waas oo qaarkood aan ay u suurta gelin ama ku jireen xaalado amni, hal ka qaar ka mid ah si cad u diideen in ay saxeexa an.

Sannadkii 1998-kii, Hindiya waxay sheegtay in ay saxeexi doonto oo keliya heshiiskaas haddii Maraykanku uu soo bandhigo jadwal lagu baabi 'inayo kaydkiisa nukliyeerka, shardigaas oo uu Maraykanku diiday. Sababtaa darteedna aanay weli u saxeexin.

Dhanka kale waxaa jira waxaa jira waddamo tiro ah oo saxeexay weli se aan hirgelin, kuwaas oo ku xidhay shuruudo sida Hindiya ay saxiixiisa ugu xidhay oo kale. Maraykanka iyo Israel ayaana dalalkaas ka mid ah.

Sannadkii 2016, Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu wuxuu sheegay in ansixint ooda iyo hirgelintiisa ay ku xidhan tahay "xaalad aha gobolka iyo waqtiga ku habboon"

Halka Maraykanku oo saxeexay isaguna ansix intiisa ku xidhay shuruudo dheeraad ah, in kasta oo ay weli socoto doodda ku saabsan u hoggaans anka heshiiskaas.

Qoraalka sawirka,

Mareykanka ayaa ka walaacsan kororka tirada hubka Nukliyeerka Mareykanka

Sida oo kale waxaa jira dalalka kale oo qaar kood ay saluugeen qaabka heshiiskan oo ay sheegeen in madmadaw ku jiro dalal ka sida Maray kankana ay tahay marka u horraysa in ay iyagu u hoggaan samaan.

Halka kuwo kale aanay dantooda ka dhex arag qorshaha joojinta Nukliyeerka sida Kuuriyada Koonfureed oo guud ahaan heshiisyada Nukliye erka ka baxday 2003-dii.

Heshiiskan ayaanay illaa hadda caddayn cidda ku daba geli doonta iyo tallaaboyinka laga qaad ayo waddammada aan u hoggaansanayn.

Afartameeyadii ka bacdi ayay ahayd markii add uunka uu ku baahay warka ah in hubka Nukliyeer ka ee aadka wax u gumaada ay haystaan qaar ka mid ah dalalka waaweyn sida Maraykanka iyo Soofiyeetkii.Wixii intaaa ka danbeeyey waxyeelladiisii Hero shima ayaa caalamka tustay sida hubkani u khat ar badan yahay ee caalamka u waxyeellayn karo.

Waddamo badan ayaa qarsada tirada iyo hay sashada hubka Nukliyeerka, laakiin waxaa la og yahay inay jiraan sagaal waddan oo leh in ka badan 9000 oo hubka Nukliyeerka ah.

Hubkan ayaa la tilmaamaa in ay ku keydiyeen meelo kala duwan - oo berriga ah, badda, iyo qa ar kale oo badan oo laga yaabo inay yaallaan xe ryo ciidan. Maraykanka iyo Ruushka ayaa heystaa tirada ugu badan hubka nukliyeerka ah ee adduunka. Kororka hubka Nukliyeerka dunida iyo dalalka heysta Warbixin ay soo saareen khub urro ka tirs an macdka caalamiga ah ee qaabilsan cilmibaar ista arr imaha nabadda ee SIPRI ee fadhigiisu yahay Stockholm sanadkii 2021, ayaa lagu she egay in uu kordhay hubka Nukliyeerka ee dalalka qaar ee adduunka ay haystaan. Sag aal waddan ayaa ha dda heysta hubka nukliy eerka. Waxay ka la yihiin: Mareykanka, Brita in, Ruushka, Faransiis ka, Shii naha, Hindiya, Paki stan, Israa'iil iyo Kuuri yada Waqooyi.

Waxaan waddamadaas ka mid ah Shiinaha, Hindiya iyo Pakistaan.

Shiinaha wuxuu sameystay 30 xabbo oo dhee raad ah oo hubka nukliyeerka, marka loo barbar dhigo sannadkii la soo dhaafay. Tirada guud ee hadda uu haystana waa 350 oo xabbo oo hubka nukliyeerka ah.

Halka Pakistaan ay sameysatay 5 xabbo oo cu sub oo hubka nukliyeer ah, tirada guudna waxay u noqoneysaa 165 xabo hub nukliyeer ah. Hindiya waxay sameysatay 6 xabbo oo dheeraad ah, gu ud ahaanna hubka nukliyeerka Hindiya wuxuu ha atan garayaa 156 xabbo, sida lagu sheegay warbi xinta SIPRI. XIGASHO:-BBC

Fransiiska oo aan lagu darin dalalka caawinaya Marooko

Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransi iska ay aa ku adkaystay inay u taallo Mor occo inay weyd iisato gargaarsi ay uga caa wiyaan inay la tacaa sho dhulgariirkii ba’n aa ee halkaas ka dhacay.

Catherine Colonna waxay ka jawaaba ysay su’aalaha ku sa absan sababta Fara nsiiska oo ah awooddii hore ee gumeysat ay maroko – aan loogu darin dalalka loogu baaqay inay caawiyaan.

Paris iyo Rabat waxaa la haayeen xiriir adag sanadihii ugu dambeeyay. In kasta oo mas’uuliyii nta Faransiisku ay mar ar badan dafireen inuu jiro khilaaf, hadda na jagada safiirka Morocco ee Par is ayaa bannaanayd muddo bilo ah, waxaana dho wr jeer dib loo dhigay booqashadii Rabat ee mad axweyne Emmanuel Macron.

Axaddii madaxa samatabbixinta Farans iiska ee hayadda Secouristes sans Frontie res, ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Moroc co ay ka hortaga yeen in kooxaha ururkiisa ay soo galaan dalka.



SOO LABA KACLEYNTA SHARIIF XASAN IYO HANKIISA XILKA MADAXWEYNAHA


Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynihii hore ee dowlad gobole edka Koonfur-Galeed ee Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo mu ddo aan lagu arag fagaarayaasha siyaasa dda Soomaaliya ayaa hadda u muuqda in uu mar kale soo laba kacleeyey.

Shariif Xasan Sheekh Aa dan, oo sidoo kale laba jeer soo noqday guddo omiyaha Golaha Shacabka, haatanna ah guddoomiye ku xigeenka Madasha Xisbiyada Qaran oo muddo ku dhaw laba sano aan si toosa loogu ar ag fa dhiyada siyaasadda ayaa dhawaan ka soo muuqday warbaahinta, waxaana uu dhawaan si iyey BBC-da waraysigii ugu horreeyey ee uu muddooyinkaas bixiyo.

Shariif Xasan, oo sannadkii 1946-kii ku dhash ay D/Bardaale ee G/Baay, wuxuu ahaa nin ganac sade ah oo aysan dad badan aq oon u lahayn wix ii ka horreeyay sannadkii 2004-tii.

Wuxuu ahaa qof saameyn aad u ballaadhan ku leh siyaasadda Soomaal iya oo soo martay marxalado kala duw an, isagoo soo qabtay jago oyin kala duwan. xildhibaannimo, guddoomiye ba arlamaan iyo Wasiir.

Waxaa jiray guulo siyaasadeed oo uu gaadhay Shariif Xasan, sidoo kale na waxaa jiray culeysyo soo food saar ay iyo guul darrooyin uu kala kul may siyaasadda.

Laakiin wuxuu ku caan baxay inuu ahaa siyaasi rogaal celis badan oo sal dhigna u ahaa muranno siyaasadeed iyo khilaafyo ka dhex jiray maamull adii uu ka tirsanaa.

Maxaa soo celiyey kaddib is casila addiisii madaxweynaha Koonfur Galb eed?

Dedaallo siyaasadeed oo xoog leh ayuu Shariif Xasan u galay sidii uu qe yb uga noqon lahaa nid aamka feder aalka Soomaaliya, isagoo xaalado ad ag u wajahay sidii uu ku hanan lahaa maamu lka gobolka uu ka soo jeedo ee Koonfur Galbeed.

Isqabqabsi siyaasadeed iyo dha qdhaqaaqyo iska soo hor jeeda ka dib, 17-kii bishii Nofeembar ee sannadkii 2014-kii ayaa Shariif Xasan loo door tay madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Muddo ka dib waxaa soo if baxay ismariwaa si yaasadeed oo u dhe xe eya dowlad goboleedyada iyo dow ladda dhexe ee uu madaxweynaha ka ya hay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ka hor iscasilaaddiisii waxaa sii xoogeystay xil ligaas murannadii siyaas adeed ee dowlad gobol eedyada iyo xuk uumadda federaalka, kaasoo marxal ado kala duwan soo marayey.

Waxaa isbahaysi sameystay madax da maam ul goboleedyada oo markii dambe awooddo odu ay daciiftay.

Shariif xasan waxaa loo arkaa nin aad u faha msan siyaasadda Soomaa liya

XIGASHADA SAWIRKA,SBC

Qoraalka sawirka, Shariif xasan waxaa loo ar kaa nin aad u fahamsan siyaasadda Soomaaliya

7-dii bishii November 2018 ayuu iska casilay Shariif Xasan xilkii mada xweynaha Koonfur Galb eed, xilli ay ku soo fool lahayd doorashada madax weynaha oo lagu ballansanaa inay dha cdo 17-ka isla bishaas

Wuxuu sheegay inuu ka hadhay doo rashad aas, isagoo go'aankiisaanaa ku sifeeyey mid ka dhashay cadaadis siya asadeed oo ka yimid far agalin uu dowl adda dhexe ku eedeeyay iney ku hey say hannaankii siyaasadeed iyo doora shadii dowlad goboleedka Koonfur Gal beed.

Tan iyo muddadaas marka laga ree bo cal eemo saarkii Axmed Madoobe ee dhacay 12-kii bishii ocotober ee san nadkii hore oo uu ka qayb galay, waxa uu ahaa qof aan lagu arag warbaah inta iyo fagaarayaasha kale ee siyaasadda.

Waxaana uu BBC-da oo wax ka weydiisay ma qnaanshihiisii muddadaas waxa uu ku qeexay in xaalka siyaasa ddu degganaa oo uusan ku kelli fnayn inuu sii joogo.

"Markaas jagadii aan haayey waan ka tegey dalkuna kuma jirin loollan siy aasadeed. Markaa anigu inaan is ka soo taagnaado oo meelahaa ka hadlo macno ilama ay lahayn." ayuu yidhi Shariif Xasan.

Waxaana uu intaasi ku daray inaa nnu marna siyaasadda ka bixin, isla sidoo kalena aanay sax ahayn in la yidhaahdo siyaasadda ayuu ka baxay uu ku soo noqday.

Mudaddadaa labada sano ahayd ay aa uu she egay inuu ku kala sugnaa da lalka Kenya, Suc udiga iyo Turkiga oo uu intii badnayd joogay deg aanna u ah aa inta badan.

Hankiisa siyaasadeed

Dad fara badan oo la socda Siyaas adda Soom aaliya si fiican ayaa ay u yaqaannaan Shariif Xas an Sheekh Aa dan, mararka qaarna waxaa la yi dhaah daa waa mid ka mid ah siyaasiyiinta u gu xariifsan ee ku jira waayaha siyaa sadeed ee Soo maaliya.

Markii ugu horreysay ee uu saaxada Siyaas adda Soomaaliya ku soo biiray Shariif Xasan, isla markaana ay shacab ka ku baraarugeen magac iisa waxaya ahayd 15-kii bishii Sibteembar ee san nadkii 2004-tii, waxaana markaas loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha Ba arlamaanka KMG ee Soomaaliya.

Wuxuu xilkaas ka qabtay dowladdii ka koobn eyd xukuumadda iyo golaha baarlamaanka KMG ee lagu soo dhisay shirkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay dalka Kenya.

Waxaana muddooyinkaas soo qa btay xilal ka la duwan oo kala ahaa xil dhibaannimo, guddoom iye baarlamaan, wasiir iyo madaxweyne maamul gobole ed. Waxaana uu hadda sheegay in han kiisa siyaasadeed uu yahay madaxwe ynennimo.

"Doorkan hankaygu waxa uu yahay in aan noq do madaxweynaha Soomaal iya, oo baabbiiyo fiki rka reerkayga laga haysto, inkasta oo ay ku xidh an tahay in la ogaado nooca doorasho ee dalku galayo"

Waxaana uu ku daray in uu hore ink astoo aan ay u suurtoobin in uu yimaad do miiska tartan ka uu isku deyey inuu madaxweyne isusoo sharraxo.

"Reerkaygu guddoomiye Baarlama an bay hel aan waxaan se rabay laba daa jeer ee hore inaan marna Xiddig marna Cali Khaliif ka dhigo guddo omiy aha baarlamaanka annaa sidaa ku tar tamo se iima ay suurtoobnin"

Haddii uu waayo booska madaxw eynaha wa xa uu falayo oo BBC-du wey diisaya ayaa uu she egay in uu la sha qayn doono cidda la doorto, la akiin uus an dib ugu noqon doonin in uu noqdo guddoomiye baarlamaan.

"Waxaan diiddanahay fikirka ah in guddoomiya ha baarlamaanka la dhaho reerkaasaa iska leh, waxaan rabaa inaan kaa hortago oo sababtaa dar teed ayaan madaxweyne u raadinayaa. Wax aa nan raadin doonaa jagadaas haddii alle igu simo marka la wada yeesho ee reeraha kalena noqd aan oo xilalka la wada yeesho".

Shariif Xasan muddadii uu ahaa gud doom iyaha baarlamaanka

XIGASHADA SAWIRKA,RADIO RISALA

Qoraalka sawirka,

Shariif Xasan muddadii uu ahaa gudd oomiyaha baarlamaanka

Maxaa kale ee uu ka hadlay?

Dhanka kale waxa uu ka digay in daw ladda hadda jirtaa ay ku darsato muddo dheeraad ah, isaga oo ugu baaqay Ma dax weyne Farmaajo in uu dhawro dast uurkii u ku dhaartay in uu ilaalin doono.

"Doorashada annaga wax aan rab naa in dimuqraaddi yaddii dadka Soom aaliyeed dhawaanahan ku dhaqmaaye en, ee marka door asho soo dhawaato xilligeeda la is doorto. Waa fiicnaan lah ayd doorasho qof iyo cod ah, hada wax allaale wixii dadku isku dooran karaan la isku doorto oo aysan dhicin wax koro rsiimo ah ayaan u arkaynaa annaga"

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sida oo kal ena "wax aan la aqbali kar in" ku tilmaamay in xil ka Ra'iisul Wasa araha aan wali la magacaabin.

"Markii uu baarlamaanka 25-kii bishii July uu kalsoonida ka qaaday Ra'iisul Wasaarihii, ama isa gu uu aqbalay oo uu is casilay, ilaa Shalay Ra'Iis ul Wasa are lama soo magacaabin, runtiina wax horay u soo dhacay ma aha. way soo dhacday in dalku uu dowlad la'aan ya hay laakiin in dalkii oo Baarlamaanki uu ka jiro, madaxweynihii uu ka jiro inuu Ra'iisul Wasaare la'aan ahaado wali wax soo dhacay ma aha. In haddana la yiraahdo xukuuma ddii ayaa shaqeyney sa oo wasiirradii ay maalin walba sharci soo gudbiyaan, baarlamaankuna uu ka doono waa nasiib darro," ayuu yidhi Shariif Xa san. XIGASHO:-BBC

Milateriga qabsaday Niger oo xiray dibl oma asi Faransiis ah & xiisad kadhalatay

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Fara nsiiska ayaa sheegtay in mid ka mid ah sa raakiisheeda lagu xiray Niger oo ay mil itarigu maamulaan.

Qoraal ka soo ba xay Was aarada ayey ku baaqday in si deg deg ah loo sii daayo muwaa dinkaas farans iiska ah oo xarigiisa ay ku sifeysay mid sharci daro ah

Wasaaraddu waxay ku she egtay barte eda Twitter, in Stephane Jullien, lat aliyaha muwaadin iinta Faransiiska ee dibadda la xiray Jimcihii la soo dhaafay, waxayna ku baa qday si degdeg ah i loo fasaxo.

Hase ahaatee militariga Niger ayaan ka hadlin xar iga sarkaalkan Faransiiska ah, iy adoo arri ntan ay ku soo beegantay xili 2-da dhinac ii xiri irkooda sii xumaanayo. Saraakiisha militariga Niger ayaa bishii July xi lka ka xayuubiyay mad axweynihii la doortay Moh amed Bazoum, kadi bna wax ay ku amreen sar aakiisha Faransiiska inay dalka isaga baxaan, am arkaas oo Farans iisu diiday inuu dhegeysto, isa goo sheegay in taliska Niger uusan ahayn awoo dda sha rciga ah

ee dalkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip