
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 11-KA SEPTEMBAR 2023-KA
Guddoomiyaha Aqalka sare ee BJFS oo bogaadiyay jabkii khawaarijta lagu geystay Aw-dheegle
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.Md Cabdi Xaashi C/hi, yaa bogaadiyay saraa kiisha, saraakiil xigeennada iyo dhammaan askar tii ka qeyb qaadatay jabkii xooggaa naa ee markii 2aad maleeshiyada khawa arijta Al-Shabaab loo gu geystay saldhigga ciidamada D/Aw-dheegle ee Gobolka shabeellaha hoose.
Guddoomiyaha ayaa caafim aad iyo bogsasho u rajeeyay h alyeeyada ciidanka xoogga ee naf tooda u horaya difaaca Qar anka, wuxuuna ugu ba aqay muwaadin kasta oo Soomaaliyeed in uu garab ist aago halganka xoreynta dalka, kana qeyb qaato garab istaagga iyo dhiiri-gelinta howl-gallada dalk eenna looga xoreynayo argagixisada khawaarijta ah ee Al-shabaab.
Khawaarijta Al Shabab ayaa khasaare ballaa ran loogu geystey weerar gaadmo ah oo ay Dorra ad ku soo qaadeen Degm ada Aw-Dheegle ee Go bolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo ka ashanaya saaxiibada caalamka ayaa si feejig naan leh waajibaadkooda u gutay , iyagoo halka asi ku laayey in ka badan 60 xubnoood oo Khawa arijta ka tirsanaa.
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go’an inay dalka ka ciribtirto Khawaarijta, waxa yna mar kale cadowga xusuusineysaa in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin in ay meel kasta iyo waqti kasta ugu baabac dhig aan cadowga oo is moodsiiyay inay u sahlan tah ay inay ciidanka qaranka si gaadmo ah ugu wax yeeleeyaan Shabeellaha Hoose, maadaama daga alka xooggiisa uu ka socdo Galmudug iyo Hir Shabeelle.
Guddoomiye Madaale oo Habeen hore korm eer Amni ku tegay Baro koontorool oo kuyaal la Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada
Maamulka Gobolka Ba naa dir Maxamed Axm ed Diir iye (Yabooh) ay aa Habeen hore howla korme er ah oo ay ugu kuur galayeen sugi da Amniga Caasimadda ku tagay baraha Kontorol ee ku yaala degmooyinka xiga qeybta Bari ee ma gaal ada Muqdisho.
Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale ayaa mid mid u booqday chec kpoints-ka laga soo galo dhinaca Bari isaga oo warbixina Amniga qus eeya ka dhage estay saraakiisha iyo ciidankii uu kula kulm ay goobihii uu booqday waxa uuna ku dhiir agliyay sida ay had iyo jeer heeganka ugu yihiin sugida amniga iyo ka hortaga dhag arta cad owga.
Yuusuf Dabageed oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al Shabaab
Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa deegaan ka Moqokori ee Gobolka Hiiraan uga dhawaaqay kacdoon dadwey ne oo ka dhan ah Al Shabaab. Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle iyo waf di uu hoggaaminayo ayaa Sabtidii deegaan kaasi u tegay abaabulka dadka deegaanka, si ay gacan uga gaystaan dag aalka dib-u-xoreynta dalka.
Wafdiga Madaxweyne Kuxi geenka oo si diiran loogu soo dhaweeyay deegaankaasi ay aa soo dhaweynta ka dib dad ka deega anka kula hadlay barxadda Moqokori, halk aas oo uu kaga dhawaa qay kacdoonka cusub ee ka dhanka ah Al Shab aab.
Waxa uu dadka deegaan ka ugu baaqay inay u diyaarg aroobaan dagaal uu sheeg ay in deegaa nada Hirshabelle lo oga saar ayo haraadiga mal eeshiyada Al Shabaab.
Yuusuf Dabageed ayaa waxaa socdaal kan ku wehlinayay xubno uu ka mid yahay Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sug idda & Sirdoonka Qaranka (NISA), Xildhib aan Cabdullaahi Maxa med Cali (Sanba loolshe).
Sanbaloolshe oo ka tirsan Xildhibaan ada Gol aha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ay aa reer Moqokori kula dard aarmay inay kaalin we yn ka qaataan qorsh aha socda ee lagu xoreyna yo daanta galb eed ee labada gobol ee Hirsh abelle.
Sanbaloolshe oo sheegay in dadka reer Mo qokori abaal lagu leeyahay ayaa sheeg ay inay do onayaan in loo aargudo Gaa shaanle Xasan Ma xamed Cismaan (Xasan Tuure), oo ahaa Taliye Kuxigeenkii Ciidan ka Kumaandooska Danab, ka as oo 20-kii bishii January ku geeriyooday weerar qara xyo bilowday oo maleeshiyada Shabaabka ka gaysteen Degmada Galcad ee Gobolka Gal gaduud.
"Gabadheenna guur ma gasho, ann agoo Xas an Tuure u soo aargudin, warna looguma aara yee, waran ayaa loogu aar ayaa. Reer Moqokori abaalaa lagu leeyahay ee gala dagaalka Shaba abka.” Ayuu yiri Xildhibaan Sanbaloolshe.
Moqokori waxay ka mid tahay deegaa nada wej igii hore ee hawlgalka laga saaray Shabaabka.
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deega anka ayaa 25-kii bishii September ee sanadkii hore la wareegay deegaankaasi, ka dib muddo dheer oo ay Shabaabku ka arriminayeen.
TALIYE SHUB: Waxaan sugaynaa Shabaab-ka lagu soo qab-qabto dagaallada
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Je neraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaq aano Shub ayaa ka hadlay arrimo ku aadan daga alka Al-Shabaab, isaga oo boggaadiyay guulaha waa weyn ee haatan laga soo hooyay.
Taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in ciida mada Aslu ubta ay sugayaan in lasoo qab-qabto xubnaha Al-Shabaab aya guna ay xiri doonaan, kuna hayn doonaan xab siga.
Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa tilmaamay inay diyaariyeen goobihii lagu hayn lahaa xubna ha Al-Shabaab ee dagaalka lagu soo qabto, si ay ula wareegaan.
"Waxaan sugaynaa maxaabi ista cadow ga ee Al-qaacidada ahayd oo dalka dhibaa taysay oo la soo qab-qabto ayaan sug ay naa meeshii lagu xiri lahaa waa diyaar” ayuu yiri taliyuhu.
Sidoo kale taliyaha ayaa boggaadiyay ciida mada Xoogga dalka iyo kuwa deegaa nka ee jiid aha hore kula dagaalamayo koo xda Al-Shab aab, isaga oo sheegay inay hureen naftooda.
"Dorraad naf badan ayaa loo huray rag badan baa ku le’day, haddana kuwa kale ayaa diyaar ah nay naftooda huraan annagana kuwaas ayaan ku abtirsanaa” ayuu sii raaciyay. Waxaa kale oo u mahad celiyay mada xweyne Xasan Sheekh, isa ga oo ku ama anay go’aanka uu ku aaday jiidda hore, si uu hoggaamiyo dagaa lka ka dhanka ah Al-Shabaab
"Madaxweynihii ugu sarreeyay dalka wuxuu fa dhiyaa furinta hore, dagaalka ay uuna hoggaam inayaa, asaa taliye ciidan awalba ahaa haddaas aa hoggaaminayo” ayuu yiri.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, xilli dalka ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shaba ab, kuwaas oo guullo waa weyn laga gaaray mar ka la eego Hir Shabelle & Galmudug.
Nin Muqdisho ku dilay Askari ka tirsa naa Ciidanka Uganda oo isna la toogtay
Faah faahino ayaa laga helayaa dilal goor dhow ka dhacay albaabka laga galo Xa runta xer ada Xalane gaar ahaan dhan ka xiga Madiina Ga te ee magaalada caasim adda ah ee Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay kusoo warram een in dilka hore uu Muwaadin Soomaali ah u geystay Askari ka tirsanaa ciidanka Uganda ee ku sugan albaabka laga galo Madiina Gate.
Dilkaan ayaa waxaa uu ka danbeeyay, kadib markii Muwaadinka Soomaaliga iyo Askariga uu soo kala dhex-galay muran kooban oo markii dam be sababay in Ninka Soomaaliga uu tooreey ku dhufto Askariga oo durbadii dhintay.
Intaas kadib ayaa waxaa la sheegay in ciida nka UPDF ee jooga Madiina Gate ay iyaguna to ogasho ku dileen Muwaadinka Soomaaliga ahaa ee dilka geystay, kadib markii uu isku dayay inuu halkaasi ka baxsado.
Goobta ay dilalka ka dhaceen ayaa waxaa ka taagan xiisad, waxaana wararkii ugu danbeeyay ee la helayo ay sheeg ayaan in la xanibay dha qdhaqaaqa Madina Gate halkaasi oo ciidamo fara badan ay soo buux dhaafiyeen.
Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo saaray Digniin la xiriirta Dagaalka AS
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxa med Islaam Axmed Madoobe ayaa Dorraad magaa lada Kismaayo ka daah-furay naq shaddaynta gu ud ee magaalada Kismaayo oo muddo badan hir galinteeda laga shaqe ynay ey.
Munaasabadan ayaa waxaa lagu sha raxay qaabka iyo nidaamka ay noqonayso Kis maayada cusub ee la raj eyn ayo in wixii hadda ka dambeeya la hirgaliyo ta as oo u diyaarsan in ay ku noolaadaan dad gaar aya ilaa 5 Milyan iyo bar.
Ciidamada qaybahooda kale duwan ayuu u ga digay Madaxweynaha Jubaland ku milanka kii saska dhulalka waxa uuna sheegay Madaxweyna ha in talaabo waaf aqsan sharciga la marsiin doo no Ciidama da had iyo jeer ku dhaxjira arimaha dhulal ka.
Garsoorka iyo Maxkamadaha ayuu Madaxw eynahu faray in aysan gali karin dacwadaha dhul aan soo marin hay’adaha ku shaqada leh.
Dhanka kale Madaxweynaha Dowlad da Juba land ayaa ka hadlay xaaladda uu dalka ku jiro iyo dagaalka ka dhanka ah Shabaabka ee uu hormu udka ka yahay Madaxweynaha DFS Xassan Sh. Maxamuud, wuxu una ka digay in la siyaasad eeyo dagaalka dalka lagu xoraynayo.
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa shacabka Jubaland iyo guud ahaan siyaasiyiinta ba ugu baaqay in ay door muuqda ka qaataan da gaalka ka dhanka ah AS, garab-istaagna loo muuj iyo M/weynaha JFS ee hoggaaminaya howlgalka.
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose oo faahfaahin ka bixiyay khasaa raha ka dha shay dagaalkii Awdheegle
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Ho ose Maxamed Ibraahin Barre ayaa goor dhaw faahf aahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha rasmi ga ah ee ka dhashay dagaal Dorraad ka dhacay deg mada Awdh eegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Guddoomiye Barre ayaa shee gay in dagaalka aroornimadii hore ee Dorraad ka dhacay Aw dheegle in Al-shabaab looga dilay ku dhawaad 100 xubnood oo ka mid ahaa Al-shabaabkii soo weeraray degm ada.
Wuxuu ugu horeyn ku bogaadiyay ciidam ada dowladda fedaraalka guulaha ay Dorraad ka gaar een weerarka ay kooxdu ku soo qaaday aroorn imadi hore degmada Awdheegle
"Cadawga Dorraad soo weeraray Awdh eegle cashir ayaa loo dhigay waxaa laga dilay ku dhaw aad 100 xubnood oo u bad naa caruur ay soo qal deen, walina ciidan keena waxay ku daba maqan yihiin haraa digii baxsaday, sidii ay usoo dhamey stiri lahayeen" ayuu yiri guddoom iyaha gob olka Shabeellaha Hoose Maxa med Ibra ahin Barre.
Guddoomiyaha gobolka shabeellaha Hoose ayaa sidoo kale ugu baaqay waalidi inta in caruur tooda ay kala soo baxaan kooxda Shabaab.
"Al-shabaab waxay dabka sidii xaa badii ugu shidaan caruurta Soomaali yeed oo ay afduubka kaga soo wateen qoysask ooda, sababto ah kuwa madaxda isku sheegaya caruurtooda dagaalka ma galiy aan oo meel nabad ah ayay geystaan wax a la qaldayo oo is qarxiya ay dhahaan waa ku wa ay waalidiintooda xooga uga soo kaxeyste en" ayuu yiri guddoomiye Barre.
Si kastaba ha ahaateen kooxda Al-shabaab oo war kasoo saartay dhankeeda dagaalka ka dhacay Awdheegle, waxay sheegteen iney ku dileen ku dhawaad 59 askari oo ka mid ah ciidan ka dowladda Soomaaliya, hayeshee ma jirto cid xaqiijin karta sheegashadooda.
Alshabaab oo gubay tuulooyin dhowr ah oo kuyaala gobolka Shabeellada hoose
Kooxa Alshabaab ayaa dab qabad siiysay oo gubtay tuulooyin dhowr ah oo kuyaala gobolka Shabeellada hoose, sida ay shee geen masuuliy iin katirsan dowladda Soomaaliya. Wasiirka caafimaadka Somaal iya, Cali Xaaji Jaamac oo ka hadlay arrintaan ayaa cambaareeyay dhacdadan, isagoo ku tilm aamay fal wuxuushni mo ah oo ay Alshaba ab kula diririyaan nolasha aasaasiga ah ee dadka.
Wasiirka caafimaadka ayaa sheegay tuulooy inka ay gubeen Alshabaab in ay kala yihiin: Daab aan, Guudweyn, Madax-maroodi, Ceel-baraf, Laa miloxshile, Sho wli-mareer, iyo Showli-afweyne oo ka kala tirsan Leego, Yaaqbiriweyne, iyo Goob aanle ee Gobolka Shabeellada hoose.
"Falalka noocaan ah oo ay argagixisadu ku ca adeesteen Daadinta dhiigga Shac abka, burbur inta guryahooda iyo maalk ooda wuxuu caddey nayaa sida ay laga ma maarmaan utahay in dad ka deeg aanad aas dagan hubka qaataan iskana xoreey aan cadowga aan u ogoleen wax nolol ah habayaraatee,” ayuu yiri wasiirku.
Cali Xaaji Jaamac ayaa shacabka kasoo jeeda deegaanada la dhibaateeyay ku ba raarujiyay in ay iska dul qaadaan kooxda Alshabaab ee uu she egay inay caadeeys teen dhibaateynta shacabka.
Axmed Madoobe oo si adag u weeraray xubno uu Xasan ku hagraday dagaalka
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta uu aaminay madaxweyne Xasan Sheekh, kuwaas oo markii xilalka la siiyey dagaalka Al-Shabaab geli waayey ee ku fiirsaday ma daxweynaha.
Sidoo kale alAxmed Mad oobe ayaa farriin culus u diray siyaasiyiinta mucaar ad ka ah ku ah Xasan She ekh, kuwaas oo mararka qaar hawada soo mariya hadallo hiilo u ah Al-Shabaab oo madaxweynuhu uu Tuute u qaatay inuu la dagaalamo.
"Madaxweynihii inta Tuute qaatay oo wiilkiisa watay ayuu hadba furin tegayaa oo gaari qarax ah loo dhigayaa, siyaasiga Soomaaliga ah iyo od aga kaaba qabiilka ah, mid kasta wuxuu rabaa in uu iska jiifo madaxweynihii oo furinta taagan,” ay uu yiri Axmed Madoobe.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa nasiib darro ku tilmaamay in siyaasi Soomaali yeed oo rajo ka ga jirto inuu dalkaan xuku mo uu Xasan Sheekh ku xumeynayo u hiilinta Al-Shabaab.
"Ninka u arka hadii Shabaab laga adka ado in uu Xasan Sheekh xilka sii joogayo waan la yaab anahay aragtidiisa, siyaasigaas wuxuu Dorraad carqalad ku yahay howlgalka lagu jiro iuo dib u xo re ynta dalka,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Ax med Madoobe.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa balan qaaday inay garab istaagayaan Madaxwe yne Xasan Sh., "Madaxweynow waan ku garab taaganahay, sha qadaan inaad banaanka u sii taagnaataan kaa ra bnaa, siyaasiga ka soo hor jeeda dagaalka Sha baab waxaan weydiinayaa, ma Shabaab oo joog aad ku riyooneysaa inaad xil qabato?”ayuu yiri Axmed Madoobe.
Madaxweynaha ayaa siyaasiyiinta iyo qurbaj oogta ka codsaday inay Madaxw eyne Xasan Sheekh ku garab istaagaan dagaalka Al-Shaba ab, sidoo kale wuxuu farriin u diray reer Jubba land.
"Reer Jubbaland waxaan idinka codsa nayaa aan u diyaar garowno inaan dagaal galno, dowlad nimadii dalkaan shan sano oo lasoo dhaafay wa xaa lagu burburinayey amniga dalka, 80% amnigii aan Gedo ka hirgeliyey dowladda ayaa burburis ay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Axmed Madobe.
Wuxuu khatar ka muujiyey hadii ciidan ka Jubb aland uu dagaal geliyo, sida ay ku sii difaaca kar aan dhulka ay ka xore eyaan Al-Shabaab, maada ama ay aad u yaryihiin, "Dorraad Xasan Sheekh ayaa dowladnimo noogu dambeeyey, Dorraad ay uu mar kale soo laabtay jidkii toosnaa ayuu hayaa ee aan garab istaagno,” ayuu yiri Madaxw eynaha Jubaland.
Kooxda buurta Gacan-Libaax oo ka hortimid go’aankii S/Land kadibna afduubatay…
Dhalinyarada hubeysan ee jabhadda uga dha waaqday buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil ayaa ku gacan seeray go’aankii Somaliland oo dhowaan shaaca ka qa aday inay cafis u fidine yso jabhaddaasi, haddii ay hubka dhigaan.
Xubno u hadlay jabhaddan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan halgankooda, isla-markaana waxa ay wacad ku mareen inay aysan dhigi doon in hubka. Sidoo kale waxa ay ku goodiyeen inay sii wadi doonaan weerarada, inta ay is casilayaan madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkiisa arrimaha gudaha.
"Ina Kaahin iyo Muuse Biixi haday shacabka u tudhayaan xilka hayska casilaan, si nabadgalyo iyo wadanoolaansho u timaado, hadii kale sidaa a anu dhoqoshay u imanayno ayaanu Oogna u im an karnaa, madaxtooyadana waanu iman doo naa” ayuu yiri mid kamid ah jabhadda.
Kooxdan ayaa muuqaal cusub soo duubtay, ka dib markii ay Dorraad soo ban dhigeen gaari ay la eedahay Wasaarada Biyaha Somaliland oo ay ka afduubteen degmada Dhoqoshay ee gobolka Tog dheer, isla-markaana ay geeyeen buurta ay ku su gan yihiin ee Gacan-Libaax.
Arrintan ayaa uga sii dari karta xiisadda ka ta agan Somaliland oo horay ula daala dhaceysay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Ciidamo ka tegay Muqdisho oo Dorraad ka degay GarooweCiidamo ka tegay Muqdisho oo Dorraad ka degay Garoowe
Maalmo kahor ayay ahayd markii ay Somaliland ku dhawaaqday inay cafis u fidisay jabhaddan, ka dib bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha maa mulkaasi.
"Iyada oo aanu raacayno aqbalaaddii Madaxw eynaha Jamhuuriyadda Somalil and oo ah mas uulka u sareeya dalka waxa ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu soo saa rtay qoraalkan oo ay ku cadaynayso in aan dhalinyaradii hubka la fuu lay Buurta Gac an-Libaax xukuumadda wax alla wax ay u raacaysaa jirin halkaana arrinkaas lagu soo xidhay” ayuu lagu yiri qoraalka.
Mid Ka Mid Ah Dowladaha Waaweyn Ee Caalamka Oo Magacii Iska Bedeshay
Dalka Hindiya oo ka mid ah dowladaha caala mka ayaa shaaciyey iney bedelayaan maga cooda, ayna la baxayaan magac cusub.
Magaca Hindiya ayaa waxaa la isticma alayay in ka badan 2 kun oo sano, iyadoo Qodobka koowaad ee dastuurka dalkaas uu dhigayo "Hindiya, taasoo ah, Bharat, waa mid owga dowladaha.”
Inkasta oo magaca waddanku ahaa Bharat, Hin diya had iyo jeer waxay door bidi jirtay qoraallada Ingiriisiga. Laakiin gu daha Hindiya, xukuumadda Narendra Modi ayaa beddeleysa dhaqankan.
Erayga Madaxweynaha Bharat ayaa loo ade egsaday martiqaadka shirka G-20. War saxaafa deed ku saabsan shir-madaxeedka ASEAN-India, Narendra Modi waxaa loogu yeeraa Ra’iisul Wasaaraha Bharat, ma aha Ra’iisul Wasaaraha Hindiya.
"Isticmaalka Bharat waa mawqif weyn oo ka soo horjeeda maskaxda gumeysiga,” ayuu yiri wasiirka waxbarashada Hindiya Dharmendra Pradhan. Dowladda Hindiya ayaa ku doodeysa in mag aca dalkaas oo loo beddelo Bharat ay la macno tahay in laga guuro gumeysigii Ingiriiska ee soo maray.
Weerar geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaa wac ayaa ka dhashay weeraro is xig xigay oo laba me eleeshiyo Beeleed ay ka gey steen degaanka ba rkadaha qurac shir iyo u dhax eeya degaannada Caleen iyo Fadhi gara adle ee dhulka dowlad deg aanka Sooma alida.
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay hal qof ay kudileen Aaga dega anka Fadhigaraadle, mid kalena ay ku dhaawac een, hayeeshee maleeshiyaad fal kaas ka car eysan ay dhankooda ay dil kale ka geysteen deg aanka Qurac Shir.
Dilalkaan ayaa goobjoogayaal she egeen inay salka ku heyso arrimo la xiriira aanooyin qabiil oo waayadaan kajiray deg aano kuyaalla xadka Gob olka Galga duud uu la wadaago dowlad degaanka Soom aalida.
Wararka la helayo ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in laamaha Amniga dowlad degaanka Soiomaalidaay wadaan howlgallo ay ku baadi goo bayaan dadkii ka dambeeyay dilka dadka Sha cabka ah.
Saraakiil katirsan laamaha Amniga dowlad deg aanka Soomaalida ayaa waxaa ay Warbhaainta u sheegeen inay cadaa ladda horkeeni doonaan ma leeshiy aadka dilka geystay, isla markaana aan la aqba leyn in la dhibaateeyo dadka rayidka ah.
Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa xadka u dhaxeeya dhulka dowlad degaanka Soo maalida iyo Gobolka Galg alduud kusoo batay dil alka qorsheysan ee la xiriira aanooyin qabiil, iya da oo dadka geysta qaarkood gacanta lagu dhig ay halka kuwo kale lagu raad joogo.
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo she egay in dad dibadaha joogaa rab aan in ay Awdal qalalaase galiyaan
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabd iraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Say lici, ayaa she egay in dad dibadaha jooga ay rabaan in ay nab adgalyo daro ka abuu raan gobolka Awdal. Say lici oo hadal ka jeediyay xaflad qali njabin ah oo ay lahayd Jaamacada Eello ee magaalada Bora ma, ayaa ka hadlay shir la sheegay in dhawaan qaar kamid ah qurbajoogta reer Awdal ay ku shee geen in ay Somaliland kaga soo horjeedaan.
"Nin aan kuu furi doonin yuuna kuu rarin, nin aan wa xba taraynin caruurtiisii diba da ku haysta, meelaha shirar ku qabsada, ee umada nabada ku naalo ona ysa odhanaya waa layna haystaaye is xor ee ya, kaasi been ayuu sheegayaa" ayuu yidhi Say lici.
Waxa uu sheegay in reer Awdal ay Somaliland dhisteen isla markaana ay qayb muhiima ka yihiin xilal muhiim ahna ka hayaan.
"Cid la haystaa ma jirtee qaran dhisan oo aan qayb ka nahay oo aan mada xweyne ka noqonay, oo aynu madaxwayne ku xigeen ka nahay ayaynu joognaa had aan reer Awda nahay" ayuu yidhi Saylici.
Waxa uu sheegay in cidkasta ay wax tab an ayso oo wax dhimani jiraan, laakiin anay ahayn in taasi keento burbur, oo dadku burburiyaan wixii wanaagsanaa ee ay hore usoo qabteen.
Waxa la sheegay in dhawaan shir uu hoggaa minayay Ugaaska Guud ee Beel aha gobolka Aw dal, oo ka dhacay dalk a Canada lagaga hadlay qodobo Somal iland ka dhan ah.
Dhakhaatiirta Gobolka Mudug Oo Kudhaw aaq ay Shaqo Joojin 3 Cisho ah
Dhakhaatiirta Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin mudo saddex maalmood ah, kadib markii ay dhigeen isu soo baxay ay uga xunyihiin dil loo gaystay Dorraad Dr. Zakariye Cabdi Jaam ac oo gacan ka xaqdaran Galkacyo ku dishay
Qaybo ka mid ah Isbitaalada Gaalkacyo Dhanka Puntland ayaa alba abada la isugu laabay, balse waxaa sii shaqayn doona qaybaha loogu adeego buk aanada jiifa iyo dadka la soo kulma xaaladaha deg degga ah.
Dr Sakariye Cabdi Jaamac, oo ahaa dhaqtar dhallinyaro oo caan ka ahaa bulshada dhexdee da, ayaa Habeen hore lagu dilay isagoo ku sug naa xarun caafimad oo uu maamule ka ahaa oo lagu magacaabo Alxaramayn.
Muuqaal ay duubtay kaamirada CCTV oo ku xirnayd xarunta lagu dilay, ayaa lagu arkayay, ask ari hubaysan oo gudaha u galay xarunta, kadibna xabbad la dhacay dhaqtarka.
Gaalkacyo oo koonfur iyo waqooyi ay ka arrim ayaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa in mu ddo ah ka dhacayay dialka salka ku haya aanooy inka qabiil ee ka dhaca halkaasi
Xisbiga Waddani oo sheegay in wado nabad eed oo kali ah lagu xalin karo xaalada Sool
Xogeeyaha Guud Xisbiga Mucaaradka Somali land ee Waddaniayaa sheegay in wado nabade ed oo kali ah gobolka Sool Somaliland loogu soo celin karo.
Xogeeye Khadar Xuseen Cab di oo ka hadlayay xaflad qalinjabi need, ayaa shee gay in markasta oo dagaalku sii dheeraado ay dhi baatadu badanayso, iyo in Sool la' aanteed anay Somaliland dowlad noqon karin.
"Markasta oo uu qof dhinto mushkilada ayaa sii fogaanaysa, midna aynu maska xda ku hayno So maliland ayaynu rabnaa, oo dowladnimo ayaynu rabnaa, Sool la'a anteed walaahi ma dhacayso" ayuu yidhi Xogeeye Khadar.
Waxa uu sheegay in anay suuragal ahayn in dadka reer Sool cudud millateri lagu maamulo, lakiin loo baahanyahay wado nabadeed.
"Waxa kale oo been ah Sool xoog int aan ku qabto oo aan laayo dadkeeda ayay ila joogaysa, ina rag walaal wuxuu ku dha amo waa la waay aay nabad ayaynu u baa hanahay" Xogeeye Khadar.
Dagaalka Laascaanood ayaa hada soc da mu ddo sagaal billood ku dhow, isla mar kaana ciida mada Somaliland ayaa dagaal 25 August dhacay lagaga soo saaray sal dhigyadoodii duleedka Laa scaan ood, iyada oo laga cabsi qabo in markale ay dagaalo kale qarxaan.
Tirada Dadka Ku Dhintay Dhulgariirka Ku Dhuf tay Morooko Oo Kor U Dhaaftay 2,000 Oo Qof
Tirada dhimashada dhulgariirkii xoogga badnaa ee ku dhuftay dalka Morooko ayaa kor u dhaaftay 2,000 oo qof, iyadoo tiro intaa la eg ay ku dhaawacantay.
Wasaaradda Arimaha Gudaha ay aa sheegtay in 1,400 oo qof ay qabaan dhaa wac yo halis ah, waxayna dhibaatada ugu culus ay ka dhacday Koonfurta magaalada Marrakesh.
Boqor Maxamedka lixaad ayaa ku dhaawaqay sedex maalmood oo baroordiiq qaran ah, isagoo amray in dadka badbaa day lala gaaro hoy, cunto iyo wax kasta oo caawimaad ah.
Dadka ayaa habeenkii labaad ku hoyanaya dhulka bannaan. Dhulgariir cabirkiisu yahay 6.8 ayaa ku dhuftay Marrakesh iyo magaalooyin bad an habeenimadii Jimcaha. Dhulka fog ee buura leyda ah ayaa la soo weriyay inay dhulka la sinm een. Goobta udub dhexaadka u ah dhulgariirka ayaa lagu sheegay buurta atlas oo 71km (44 mile) koon fur Bari ka xigta magaalada Marrakesh oo ah ma gaalo taariikh fog leh, kuna caana talxiisay aasha.Laakiin sidoo kale waxa dhulgariirka laga dar eemay magaalooyinka Kasabalan ka, Cagadir iyo Essaouira.
Itoobiya oo Shaacisay in ay buuxisay biyo-xireenkii ay ka dhisayeen webiga Nile
Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah u shaaci say in ay dhameystirtay buuxinta biyo-xireenka weyn ee ay ka dhistay Wabiga Niil, kaa oo horey muran weyn uga dhax abuuray dowladaha Itoobi ya, Sudan iyo Masar. Qoraal uu soo saaray R/W asaaraha Ito obiya Abiy Axmed ayuu Dorraad oo Axad ah ku shaaciyay in si guul ah dowlasiisa u dhameystir tay buuxinta biyo-xireenka ay ka dhiseen biyaha wabiga Niil.
R/Wasaare Abiy ayaa sheegay in caqabado ba dan kala soo kulmeen buuxinta biyo-xireenka wab iga Niil, waxa uuna xusay in ay soo mareen loolal adag oo gudaha iyo dibadda uga imaanay ay oo ku qasbayay in ay ka laabtaan buuxinta bi yo-xireenka.
"Farxad weyn ayay ii ta hay in aan ku dhawaaqo in aan si guul ah ku dhamay st irnay buuxintii afraad ah na tii u dambaysay ee biyo -xireenka.Waxaa jiray caqabado badan, marar ba dan ayaa nalagu riixay in aan dib u laabanno. Wa xaa na soo maray loolan gudaha ah iyo cadaadis dibadda ah,” ayuu yiri Abiy Axmed.
Dhismaha biyo-xireenkan ayaa dowla dda Ito obiya waxaa uga baxay lacag dhan 4.2 bilyan oo dollar, waxaana biyo-xiree nkan cabsi badan ka qabay dowladaha Mas ar iyo Sudan oo ku tiirsan biyaha wabiga Niil ee mara waddamadaasi.
Duqeyn lagu dhamaaday oo ka dhacday aga gaarka Suuqa weyn ee Qouro
Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay tob annaan kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar cirka ah oo Axadda Dorraad ah ka dhacay xaafad ku taalla koonfurta caasim adda Suudaan ee Khartoum, sida ay shee gtay koox maxalli ah.
Guddiga wax iska ca abinta oo ka mid ah koo xihii abaabuli jiray ban naanbaxyada dimuqraadiyad doonka ah haddana ka shaqeeya gargaarka xilliga dagaalka ayaa war uu soo saaray ku sheegay in abaaro 7:15 subaxni mo ay diyaarado militari duqe eyeen agagaarka suuqa Qouro.
Wararka ayaa sheegaya in 40 qof ay dhinteen toboneeyo dhaawac ahna la gaa rsiiyay isbitaalka Bashair, sida uu guddigu sheegay. Isbitaalka ay aa dhanka kale soo saaray "baaq degdeg ah” oo ku socda dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka ee magaalada in ay tagaan oo ay gacan ka geyst aan da weynta "tirada sii kordheysa ee dadka dha awaca ah ee imaanaya” halkaasi.
Tan iyo 15-kii April, Suudaan waxaa ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya cii danka qaranka iyo kuwa gurmadka degd egga ah ee RSF.
Ku dhawaad 7,500 oo qof ayaa ku dhint ay da gaalka socday mudada ku dhow shan bil, sida lagu sheegay qiyaas ay soo saartay hay’adda
ACLED ee ka faalloota isku dhacyada hubaysan.
MASAAJIDKA SOMALIA EE KU YAAL LA MOROCCO EE KA FACAWAYN XORNIMADA SOOMAALIYA
Masaajidka Soomaaliya
Magaalo ku taalla wuqooyiga Morocco oo lagu magacaabo Ouarzazate, ayaa waxay muddo dheer ahayd meel halbowle u ah ganacsiga Afrikaanka, ga ar ahaan kuwa doonaya inay suuq wanaagsan ka helaan wuqooyiga qaaradda iyo Yurub. Sidaas dara adeed ayay ku qaadatay naaneysta ah 'albaabkii saxaraha'.
Ganacsatada halkaas tagi jirtay ayaa waxaa kamid ah Soomaalida, oo xiriir ganacsi la lahayd Morocco, kuwaas oo la sheegay inay dhiseen masaajidka loo gu magac daray Soomaaliya ee loo yaqaano (Mosq uée Somalie).Sanadihii 1920-tameeyadii ayaa la she egaa in xiriirka ganacsi ee ugu badan ee Soomaa lida iyo Morookaanka dhexm aray uu jiray.
Darbiyada masaajidkaan ayaa waxaa ku xardhan waxyabo dhaqan ka turjumayo oo kamid yahay ge ela, kaas oo dhaqan ahaan ay isticmaalaan labada waddan. Masjidka Somalia ayaa ah masaajidku ugu weyn magaalada Ouarzazate kaas oo ay ku tuku danaa musliinta ugu badan ee dalka, maadaama uu ku yaallo bartanka magaalada oo ah meel u dhaw suuqa ugu saxmadda badan magaalada.
Taariikhdu waxay sheegeysaa in masa ajiddo ay horay ugu yaaleen magaalada, ka hor inta aysan So omaalidu dhisin mid kaan, inkasta oo aan la ogayn sababta gan acsatadaas Soomaaliya ya u go'aan sade en dhismaha masaajidkaan taariikhda galay.
Mudada uu dhasan yahay ayaa haatan gaaray hal qarni.
Mosquée Somalie Magaalada Ouarzazate Mag aaladaan waa mid yar, balse waxay xuddun u ahayd ganacsiga Afrika ee doonay inuu isaga kala goosho qaaradaha Afrika iyo Yurub. Waxaa imaan jiray gana csatada doonaya inay ganacsigooda balaariyaan oo
ay suuq u helaan.
Ouarzazate waxay sii balaaratay waqt igii gumays taha Faransiiska uu maamul ayay, taas oo noqotay magaalo maamul dagan yahay iyo sidoo kale meel ganacsi ku kala goosho.
Markii waddanka uu isaga tagay gum eystihii far ansiiska sanadihii kontomeey adii, waxaa ka bilow day magaalada gana csiga aflaamta, ilaa iyo had da sidii uu u bilowday ayuu u bulaalayaa. Ouarzazate waxay noqotay magaalada kaliya ee marar badan ka soo muuqatay filimada, guud ahaan Morocco, waxayna u noqotay tusaale. Magaalad aan ku taalla buuraha sare ee ku yaalla waqooyiga Morocco ee Atlas, ayaa loo garan ogyahay 'alb aab ka laga galo saxaraha'. Waxaa ku yaalla qasriga la dhisany qarnigii sagaal iyo tobnaad ee Taourirt Ka sbah, iyada oo leh deegaan daawasha da ku wanaa gsan kaas oo ka soo muuq day filimaan badan oo Hollywood ah.
Waxaa u dhaw magaalada ciid gaduud ka ah ee Aït Ben Haddou, iyo sidoo kale magaalada dhagax da badan ee lagu maga caabo Todra Gorge.
Morocco Masaajidda kale ee ku yaalla Ouarzazate
Morocco oo ah dal muslim ah ayaa waxaa ku yaalla masaajiddo badan oo qadiimi ah, kuwaas oo soo jiita dalxiisayaasha waddan kaas taga qaarkood.
Qaar kamid ah masaajidada ku yaalla magaalada Ouarzazate ayaa waxaa kamid ah:
Masaajidka Al mouqaouma, Masaajidka Al Massira
Masaajidka Al Wahda Masaajidka El wahda Sofla
Masajidka Ait kdif, MasaajidkaAl Qouds
Masaajidaan ayaan sidaa masaajidka Soomaa liya oo kale lahayn taariikho aad u facwayn, balse waxay caan ka yihiin mag aalada. XIGASHO:-BBC
MO FAARAX OO ORDAYA MARKII UGU DAMBEYSAY IYO WAXA XIGA EE UU YEELI DOONO
Taageerayaasha ayaa u dabaal dega mitir walba oo lasoo afmeero. Mo Farah ayaa dhoollaha muujiyey isaga oo laba diisa garbood kolba mid eegaya. Kadibna cagaha ayuu wax ka dayey ilaa dhamaad ka iyo astaantiisa dabaaldegga.
Waa rikoorkii ugu horeeyay ee Maxam ed Faarax lixdii tartan ee Great North Run, oo uu kaga adkaaday orodya hanka u dha shay dalka Itoobiya Mike Kigen oo uu dirqi kaga guule ystay. Ta as waxay ka dhigtay inuu noqdo qofkii ugu horre eyay ee British ah ee ku guulaysta tartanka muddo 29 sano ah sannadkii 2014. Laakiin waa wiil Sooma aliyeed oo asalkiisu kasoo jeeda Somaliland.
Taasi waxay ahayd sannad astaan u ah bart amihii xilliyadiisii ugu wacnaa, sanada haas la lodin waayey ee uu ku hantay labada billadood ee dahab ka ah ee uu ka qaatay ciyaarihii Olombikada ee Lon don iyo Rio labadaba.
Laga soo bilaabo heerkii ugu sarreeyey ee awoodi isa, ilaa Mo sagootintiisii u dambay say.
Dorraad oo Axada, 40 jirkaan ayaa ordi doona tar tankii ugu dambeeyay ee xirfad iisa cajiibka ah isa goo ku laaban doona Waqooyi Bari si uu u dhamey stiro safar macsalaameyntiisa ugu dambeysay ah oo uu ku marayo London iyo Manchester sanadkan.
Maxamed waxa uu muddo dheer ku adkaysana yay inuu u ogolaan doono jidhk iisu inuu u tilmaamo marka uu soo afjarayo xirfaddiisa orodka, kaas oo ku guuleystay 10 orodka dheer ah oo xiriir ah.
Isagoo ka caga jiidaya, oo aan awoodin in uu la qabsado heerka tababarka ee looga baahan yahay si uu uga qayb qaato tartannada. Faarax wuxuu ku dhawaaqay horaantii sanadkan in ugu dambeyntii soo afmeerayo xirfaddiisa orodka.
"Waxaan helay taageero cajiib ah sanad hii oo dhan ee orodka Great North. Waligayna waan ka qayb qaadan jiray tan iyo yaraantaydii. markaa wa xay ahayd wax iska caadi ah runtii inaan go'aan ka gaaro tartanka ugu dambeeya ee orodka," Faarax ayaa sidaas u sheegay BBC.
"In aan ku dhameysto ugu hooseyn ka alinta sadd exaad waa ujeedkeyga laakiin waan ogahay inaan orodka soo afmeero oo aan ogaado inay tahay mar kii ugu dambeysay. Waxay noqon doontaa mid dar een leh siyaabo badan. Sababtoo ah, waad ogtahay, waa kama dambeystii." "Taageerada sanadkan wax ay ahayd mid cajiib ah, inaad aragto sida dadku ku ula fal galayaan, kuugu imanayaan ee ku ugu fidinay aan taageeradooda iyo jacayl kooda, waa wax mar walba aan xasuus naan doono."
Laacibka afarta jeer ku guuleystay Olo mbikada ayaa had iyo jeer lala xiriirin do ona guulihiisa xaad da kiciya gudaha gar oonka Olombikada Korontada ee London 2012kii.
Getty Images
Maxamed Faarax ayaa orodkiisii ugu damb eeyay gelaya Dorraad
Waxuu halkaas taariikh ugu soo ban dhigy taageerayaal buux dhaa fiyey garoon ka oo kor u dhafaya 80 kun oo qof. Orodka 10,000m ee uu billadda dah abka ah ka keenay, Maxamed Faarax ayaa wax aan la ilaawi karin u noqday dalka marti galinayey tar tanka ee Ingiriiska, ka dib markii ay sidoo kale ku gu ulaysteen bilada dahab ah oo ay u qaadeen Jessica Ennis-Hill iyo Greg Rutherford.
Toddobo maalmood ka dib, waxa uu noqday nin kii toddobaad ee taariikhda Olom bikada ku darsada taajka 5,000m ee horyaalkaas hal xilli ciyaareed. "Daacadii, 45 daqiiqo waxay ahayd mid cajiib ah. Weli ma rumaysan karo."
Maqaamkii Faarax ee ahaa mid ka mid ah orod yahannada ugu waaweyn abid ay aa sare sii maray markii uu ku ceshaday bil ada dahabka ah ee caji ibka ah ee uu afar sano ka dib ka qaata orodkii ka dhacay dalka Barazil, isagoo xitaa ka soo kabtay hoos u dhicii orodka 10,000 mitir ah kasoo gaaray, ka hor inta uusan ku dhameysan orodka 2017. Isaga oo ku guulaystay billa adiisii dahabka ee 10-aad ee caalamiga ah ciyaaraha aduunka.
Guulaha Faarax, oo inta badan ku caan ah daba aldeggiisa 'Mobot', ayaa ka mid ah kuwii ugu waawe ynaa taariikhda ciy aaraha fudud ee Ingiriiska. Iftiin kaas bax aya ayey dadku ku barteen xitaa si ka qoto dheer xirfaddiisa ciyaareed.
Filim Dokumentari ah oo ay BBC-du soo saartay sanadkii hore oo cinwaan lo oga dhigay 'Mo faaraxa' dhabta ah, ayuu dhinaca kale daaha kaga rogay sheekad iisa.
Halkii loo haystay inuu yahay qaxooti waalidkiisa la yimid, sidii horeba loo shee gay, wiil yar oo Xus een Cabdi Kaahin la yiraah ayaa si sharci darro ah Jabuuti looga keenay isagoo sagaal jir ah.
Magac been abuur ah ayaa loo bixiyay - Maxamed Faarax – wa xaa lagu qasbay inuu daryeelo caruur qoys kale. Maxamed Faa rax ayaa ku guuleystay bil adaha dahabka ah ee orodka 5,000m and 10,000m ee lagu kala qabtay London iyo Rio 2012kii iyo 2016kii
"Waxaa jira waxyaabo aadan xakameyn karin nolosha, waxyaabo aadan wax ka dhihin. Waxaa jira caqabado ay tahay inaad la kulanto qof kasta oo aad tahay.
"Laakiin waxaan nasiib u yeeshay in qof igu kal soonaado, oo uu i tusiyo wax ii ogo laanaya inaan shakhsigayga ahaado, or odka la’aantiis, iyo in aan ka mid noqdo ko ox orod, waxay sheekadaydu aha an lah ayd mid gebi ahaanba ka duwan sida tan.
"Waa inaad labada gacm ood ku qabataa fursad ka sta oo aad ka shaqaysi isaa – taa si waa furaha."
Waxay ahayd daah-fur wax ku soo kor dhisay guulih iisa awalba wacnaa ee uu markii horeba gaa ray, taasoo lagu sharfay waxqabadkiisa ciyaaraha fudud isagoo ku mutaystay geesinimo, waxaana codeyn ay BBC Sports qabatay loogu doortay sha khsiga ciyaaraha ee sannadkii 2017.
Dhaawaca sinta ee ka reebay Faarax inuu ka qayb galo tartankii Marathon-ka ee London ee dayrtii hore ayaa ugu dambayn tii ka mid ahaa caddaymihii soo xiritaanka orodkiisa ee loo baahnaa si uu uga dhab eeyo go'aankiisa hawlgabka.
Si aad ah ayaana loogu soo dhaweeyay is ku soo baxayo ay taageerayaasho ka dhi geen waddooyin ka London &Man chester, taasoo ahayd mid soo jiid asho leh oo muujinaysa qadarinta sare ee loo hayo.
Hadda oo ah dhammaadka cidhifka xirfa ddiisa qu ruxda badan, oo soo jiidatay in dhaha qaranka, dhiiri gelisay kuwa kale oo aan tiro lahayn, ayuu Faarax 13.1-ka mayl ee ugu dambeeya wuxuu ku shaab adayna yaa waddada Newcastle ilaa South Shields Dorraad oo Axadda.
"Waan ku faanayaa waxa aan qabtay laakiin isla markaa waxaan rajeynayaa ina an noqdo waalid iyo qof caadi ah," ayuu qirtay Faarax.
"Waxa ugu adag waxa ay ahayd in aan caruurte yda ka maqnaado sanado badan. Ma joogin xaflada hooda dhalashada, ka maqnaansha guriga inkastoo loo baahnaa inaan joogo, ayaa aad iigu adkayd.
"Waxaan dareemayaa hadda nafis, laakiin waa natiijada guusha. Taasi waa waxa ay igu qaadatay si aan u noqdo horyaalka Olombikada, horyaalnimada add uunka. Waa qayb ka mid ah. Laakiin ma fududa. Dadka intooda badan ma arkaan. dhammaan shaqada adag ee loo maro heerkan.
"Weli waan ku sii jiri doonaa ciyaaraha, waxaana
doonayaa inaan dib u soo celiyo. Laakin, hadda
, waxaan rabaa inaan fasax qaato oo aan la joogo qoyskeyga."XIGASHO:-BBC
MAXAA LAGA OGYAHAY 'TAALO TIIR IYAADYADA AMA XABAAL TIIRIYAAD YADA' DHULKA SOOMAALIDA
Mid ka mid ah xabaal tiiriyaadyada
Mid ka mid ah xabaal tiiriyaadyada
Dhaqanka Soomaalida ama kan gobolka geeska Afrika marka laga hadlayo, wax badan lagama she ego aathaar qadiimi ah oo qarniyaal jira, kuwaasoo laga helo dhul baaxad weyn oo ku teedsan deegaan nada ay Soomaalidu degto.
Arrinta aan ka hadlayno ayaa ah ‘Taallo Tiiriyaad’ ama ‘xabaal Tiiriyaad’.
Khubaradu waxay isku raacsan yihiin in taallo tiiriy aadyadu ay u samaysan yihiin qaab u eg kan ahraa mta Masar oo kale ee ay dhiseen faraacinadiii hore.
"Taallo tiiriyaadka waxay u eg yihiin ahraamta oo waa dhisme dhagax ka samaysan, halka Xabaal tii riyaadka ay yihiin meel dhagxaan la tubay” ayuu yiri prof. Cabdalla Cumar Mansuur oo ka mid ah macall imiintii muddada dheer wax ka dhigi jiray kulliyadda luqadaha ee Jaamac adda Umadda Soomaaliyeed, cilmi baaris na ku sameeyey dhaqanka iyo Afka.
"Waxaa laga dhex helaa lafo dad iyo agabkii qarn iyaal ka hor la isticmaali jiray” ayuu sii raaciyey Prof. Mansuur. Wuxuu intaas ku daray in ay jiraan dhowr taariikho od oo la xiriira cidda dhistay taallo tiiriya adyada.
"Qaar baa yiraahda boq orro hore ayaa ku aasan, taariikh kalena waxay sheega ysaa in dad la oran ji ray reer Tiiri ay dhise en, waxayna ku badan yihiin gobollada Bari, Sanaag, sool, Togdheer iyo degm ada Harar” ayuu yiri borofasoor Mansuur.
Macluumaad ku saabsan Tiiriga waxay ku jiraan bu uggan Wuxu meesha ka saaray taariikhda ah inay jiraan boqorro hore oo dhisay ama ku aasan, Wuxuu aamisan yahay in Xa baal Tiiriyaad iyo Taallo tiiriyaad ay isku mid yihiin, la akin guddoomiyaha Akadeemiya da Fanka, Dhaq anka iyo Suugaanta C/qa adir Nuur Xuseen Maax wuxuu isagu u kala qaaday labo. "Taallo tiiriyaad waa dhisme, halka Xabaalo tiiriyaadna ay yihiin qub uuro.
Labada cilmi baare waxay isku raacsan yihiin in halkaas ay ku aasan yihiin dad la oran jiray "reer Tiirri”. "Reer Tiiri waa dad dhaadheer oo xoog leh, la gana cabsan jiray, kuwaasoo ka talin jiray gobollada waqooyi bari ee Soomaa liya” ayuu sii raaciyey Prof. Mansuur.
Labada cilmi baare ma aysan sheegin sannadihii loo malaynayey in dadkaas ay jireen, waxayse isku raaceen inay ka horr eysay xilligii diinta islaamku ay soo gaartay Soomaaliya, waxayna intaa ku dareen in loo baahan in baaritaan dheeraad ah lagu sameyo ayadoo la adeegsanayo cilmiga Degel-baaridda (Ar chaeology).
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur
Maax iyo Prof. Mansuur waxay BBC u sheegeen in waagii ay reer Tiirri jireen la isku inkaari jiray "wa ran tiiriyaad kugu dhac”, taasoo ilaa hadda mararka qaar ay Sooma alidu adeegsato.
"Qaar ka mid ah dadkii taariikhdaas baaray mar aan waraystay waxay ii sheeg een in aathaarta ku duugan Xabaal tiiriyaadyada ee la aaminsan yahay inay reer Tiirri ku duugeen laga baqi jiray in dibadda loo soo saaro ayadoo la aaminsan yahay in Jin uu ku jiro halkaas” ayuu Maax u sheegay BBC. "Jirit aankooda arrimaha lagu yaqaanno waxaa ka mid ah Ceel loo yaqaanno Ceel Tiirri ama 'Biri-qodday', wax aana laga he laa dhulka Soomaalida, sababta loo yir ina waxay ahayd inay lahaayeen cilmi ay dhulka uga soo saaraan birta ka samaysanta danabka cirka ka soo dhaca ama biriqda, birtaasoo ah mid aad u adag oo dhagxaan ta lagu jabin karo, ka dibna waxay ku qodi jireen ceel Tiirri la yiraahdo oo laga helo dhulka dhagaxa ah ee aadka u adag” ayuu yiri Maax.
Xabaal tiiriyaadka ama taallo tiiriyaad ka laga helo dhulka Soomaalida waxay khubaradu isla qire en inay ku jirto taariikh weyn oo qadiim ah iyo xada arad boqolaal sano gaaraysa oo muujin karta raadad la xiriira noloshii iyo ilbaxnimadii ka jirtay gayiga Soomaalida.
Cabdulqaadir Nuur Xuseen (Maax)
Taallooyinkaas oo si teelteel ah looga helo min Harar ilaa iyo Baardheere ilaa iyo dee ga annada waqooyiga bari ee So omaaliya waxay Cabdalla Mansuur, C/qaadir Maax iyo dad kale oo dhaqanka Soomaalida u dhuun dal oola ku taliyeen in laga shaqe eyo sidii ay suurtogal u noqon lahayd in baaritaan dheeraad ah ay ku sam eeyaandegel-baareyaal (Anthropologists /archaeo logists) macluumaad intan ka badan ka keeni kara taariikhda Taallo tiiriyaadka.
Arrinta kale ee muhiimka ah ee ay tilma ameen khubarada waa in la dhowro oo ma amullada dee gaannada ka jira ay xafi daan taallooyinkaas qadiim ka ah si aysan u dayacmin ama isbeddelka cimilada uusan dhibaato u geysan inta laga helayo culimo baaritaan ku samaysa XIGASHO:-BBC
SIDEE UGU DIGTOONAAN KARTAA BURCADDA INTERNET KA INTAAD KU GUDA JIRTO SHAQO RAADINTA?
BurcadToddobaadkii hore iyada oo la adeeg san ayo barta lagu wada xidhiidho ee Link edIn, qof isku sheegaya inuu dadka ka sha qaaleysiiyo shirkad fadhigee du yahay UK ayaa qoraallo u soo diray Margo Gab riel oo shaqo doon aheyd.
"Waxay sara u qaaday xii sahayga, sababtoo ah shaqada ayaa kafaala qaadi laheyd noolasheyda iyo fiisada shaqada UK," ayay tidhi iyadda oo intaa ku dartay in uu u ballamiyiyay wareysi xiga oo isla Inte rneka ka dhici lahaa.
Laakin Gabriel ayaa sheegtay in shaki xoog leh uu soo wajahay kaddib markii loo sheegay in sha qadeedu ay ku salaysnaan doonto Sacuudi Carabiya halkii ay ka ahaan lahayd Boqortooyada Ingiriiska.
Markii ay la xidhiidhtay shirkada Linke dIn, Mar wo Gabriel oo ku nool waddanka Portugal, ayaa lagu la taliyay in ay xanibto isticmaalahaasi isla markaana uu ka tirsan yahay budhcadda intarneedka. Gabriel ayaa hadda aaminsan inay aad u nasiib badan tahay maadaama ay ka badbaaday shirqool halis badnaa.
Iyadoo in ka badan 100 codsi oo shaqo ah ilbiriq si kasta lagu soo gudbiyay barta LinkedIn, dadka bu dhcada ah ee leh ujee dooyinka qarsoon ayaa sidoo kale sii bad anaaya kuwaas oo si toos ah iyo si dadb anba u ugaadhsada dadka shaqo doonka ah. Marka loo eego cilmi-baadhis ay sam aysay shirkadda amni ga ee NordLayer, ku dhawaad saddex-meelood laba meel dad isticmaala bartaan Ingiriiska ah ayaa la beegsaday.
Haddaba Sidee Ayaay U Shaqeeyaan Budhcadda intarneedka? Budhcada ayaa inta badan keyd sada macluumad ka shakhsiyeed Budhacadda ayaa adeegsada laba hab oo ay ku dabtaan marka hore dadka shaqo do onka, taas oo sabab u noqota in aad ku dhacdo dab inkooda. "Waxaad marka hore aad arki kartaa xayeeysiin ay ku qoran tahay macluumaad aasaasi ah oo u muuqda kuwa aad u xiiso badan, waxaa ay kugu dhiirogelinayaan in aad gujiso lifaaq kale,si aad u hesho faahf aahinta shaqada iyo macluumaad la xidhiidha kaalintaada shaqada," ayuu yidhi Jedrzej Pyzik, oo la taliye ka ah shirkada Team.
"Kaddib markaad gujiso lifaaqa, waxaa ay kuu sii gudbin karaan bog kale oo u baahan macluumaadka aga shakhsi ahaan eed, tani waa tan ugu badan ee aan la kulmo." Ayuu yidhi Jedrzej.
Xogta shaqsiga ah ayaa markaa loo isticmaali karaa xitaa akoon bangi in lagu furto ama lagu cod sado deyn iyagga oo adeeg san aaya xogtaasi ay key diyeen.
Khiyaamooyinka kale ee soo noqno qday ayaa ah in la waydiiyo qofka shaqo doonka ah ee "guula ystay" lacag hor maris ah, iyada oo loo ballan qaada yo in dib loo gu soo celin doono khidmadda hormaris ka ah ee uu bi xiya. Waxaa laga yaabaa in loo she ego in tani ay dabooli doonto qarasha adka tababar ka,hubinta dii waanka qofka ee dambiyada, khidm adaha safarka sida fiisaha, ama qalabka looga baah an yahay shaqada.
Dhibaatada xayeysiinada shaqada ee been abu urka ah ayaa si gaar ah u
taab atada dhalinyarada iyo ardayda cusub ee qalin jabisa. Sida laga soo xi gtay
shirkadda amniga ee Proofpoint, budhcada inta rneed ka ayaa beegsanaayay
arday
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 11-KA SEPTEMBAR 2023-KA
..