
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA SEPTEMBAR 2023-KA
Soomaaliya oo u tartameysa Madaxweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay shir guddoomiyay Kalfadhiga saddexaad kulankiisa 24-aad ee Golaha Shacabka Baarlama anka Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya.
Kulanka Shalay ayaa ajan dihiisu ahaa warbixinta gud doomiye ku-xigeenka laba ad ee Golaha Shacabka Md. Cabdullaahi Cumar Abshirow, ee ku saabsan shirweynaha Isbedelka Cimilada Qaarada Afrika, iyo taageerada Musha rraxnimadda Xildhibaan Marwa oo u tartameeys ay Madaxweynaha Midowga Baarlamaanka Aduunka (Inter-Parliamenty Union).
Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir oo u sharaxan xilka Baarlamaanka Adduunka ayaa Xildhibaanna da Golaha Shacabka hortooda ka jeedisay warbi xinteeda musharaxnimo, taas oo Soomaaliya uga faa’ideysan karto arrimaha siyaasadda, horumari nta adeegyada dowladda, iyo go’aano masiiri u ah dalka. Sidoo kale Xildhibaannada Golaha Sha cabka ayaa soo jeediyay in garab istaageeda uu muhiim u yahay guud ahaan dowladda iyo Shac abka Soomaaliyeed.
Madaxwaynihii hore ee JFS Md. Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa codkiisa ku biiriyay in la taageero olole xoog lehna loo galo Xil. Marwa Cabdi Bashiir, sidii ay ugu guuleysan laheyd xilka ugu sareeya ee Madaxweynaha Baarlamaanka Addu unka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gu naanadka kulanka soo xiray ayaa sheegay in kul anka Shalay uu yahay taageero kaliya, waxaana uu sheegay in Xildhibaanadda loo sameyn doona olole qaran isla-markaana wuxuu tilmaamay in Baarlamaanada saaxib-ka la’ ah Soomaaliya la ga codsan doono ineey na garab istaagaan.
Midowga Baarlamaanka adduunka oo ay xub no ka yihiin 179 wadan, ayaa soo jiray in ka bad an 120 sano, waxaana uu xariiriyaa Baarlamaan nada Caalamka oo dhan.
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dib ugu soo laab tay Magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamh uuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaami nayay ayaa Shalay dalka dib ugu soo laab tay, kadib markii ay booqasho rasmi ah ku tageen dalka Qatar.
Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa dalka Qatar waxaa kulamo kala du wan uu la yeeshay Ra’Iisul Wasaaraha Qatar Sheekh Max amed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani, mas uuliyiin kala duwan iyo ganacsatada dalka Qatar oo ay ka wada had leen xoojinta xiri irka qotoda dheer ee ka dhaxe eya labada waddan ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Qatar.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale kala had lay madaxda dowladda Qatar sidii ay u ballaarin lahayd taageerada xagga am niga, mashaariicda horumarinta iyo maal gashi ay ganacsatada Qatar ku sameys taan dalka, qodobaasi oo dhamm aan tood labada dowladood isku afgarteen.
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirrada Arrimaha Dibedda iyo Iska ashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac Huruu se, Wasiirka Maa liyadda Biixi Iimaan Cige, Wasi irka Amniga Gudaha Maxamed Axmed Shiikh Doodishe, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Shiikh Cabdulq aadir iyo masuuliyiin kale.
Ex Madaxweyne Shariif "Waxaa loo baa han yahay dadaal iyo ka shaqayn, inta an ka badan”
Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed ayaa Shalay hadal ka jeediyay Xarunta Golaha Shacabka (Villa Hargeisa) ee Magaalada Muqdisho.
Shariif Sheekh Axmed oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa xaadi ray kulan ay Xildhibaanadu ku lahaayeen M/Muqdisho, isagoona bogaadiyay da daalka ay dowladdu ugu jirto, sidii dalka looga cir ibtiri lahaa maleeshiyada Al Shabaab.
"Waxaan rabaa inaan bogaadiyo la da gaalan ka argagixisada iyo dadaalka socda, runtiina waa arrin fiican, Shalayna ciida madu waxay soo gaar een heer rajo laga qabo.” Ayuu yiri Madaxweynihii hore ee dalka.
Shariif Sheekh Axmed ayaa Xildhibaana da iyo shacabka Soomaaliyeedba ku boor iyay in ay ka qayb qaataan dagaalka dib-u-xoreynta dalka.
"Waxaa loo baahan yahay dadaal iyo ka sha qayn intaan ka badan in la geliyo dagaalka.” Ayuu yiri Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed.
Ka dib guulihii ay ciidamadu ka gaareen wejigii hore ee hawlgalka, dad badan ayaa is tusay in muddo kooban lagaga adkaan karo maleeshiyada Shabaabka.
Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay inaan an loo kala harin dagaalka Shalay socdo, si aan ay Shabaabku ugu helin fur sad dambe ay dib is aga soo abaabulaan.
Ex Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa muujiyay in ciidamadu ay kaalmo u baahan yihiin, ayna tahay in lagu garab istaaggo hawlgalka militari ee dalka ka socda.
Madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxam uud ayaa muddooy inkii ugu dambeysay ku su gnaa deegaan ada Galmudug iyo Hirshabelle, si uu halka asi uga hoggaamiyo dagaalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku goodiyay inaanan dagaalka dib looga laa ban doonin, illaa iyo inta dalka laga suuli nayo Shabaabka hube ysan.
Shabaabka ayaa ku dhawaad lix iyo toban sa no ka dagaalamaya Gobolada Koonfurta & Barta maha Somaliya, iyagoo na haatan wajahaya gulu fkii ugu balla arnaa.
G/Banaadir oo daahfuray diiwaan galin casri ah oo lagu sameynayo..
udoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyad da Gobolka Banaadir Md.Ciise Maxamuud Guure ayaa la shiray Shalay dhamaan madaxda gudd iyada qeybaha kala duwan ee suu qada waawayn ee ku yaala magaal ada Muqdisho iyaga oo uu wehliyo Gudoomiye kuxigeenka Rugta Ganacsiga & Warsha daha Soomaaliyeed Mudane Galambi.
Kulankan ayaa hadafkiisu ahaa daah – furka diiwaan galin casriyeysan (digital regi stration) oo lagu sameynayo dhamaan gan acsatada ka ho whl gasho Gobolka Ban aadir. Md. Ciise Guure ay aa ka soo qeyb gala yaashii shirkan la wada agay ahmiyadda ay leedahay hirgalinta howshaan isa ga oo tibaaxay in diiwaan galintan looga dan lee dahay in ay abuurto jawi kor u qaadayo daahfurn aanta canshuur – aruuneed, islam arkaana dabar – goynayo musuq – maasuqa.
Sidoo kale fulinta diiwaan galintan waxa ay xoojinaysaa xiriirka wadashayn ee u dhaxeeya ganacsatada iyo maamulka Gobolka Banaadir.
Gaba – gabadii kulankan ayaa ku xige enka Duqa magaalada, Mudane Ciise Max amuud Guu re waxa uu madaxdii Madasha shirka joogtay ku dhiiri – galiyey in ay la shaqeeyaan howl wadeenn ada diiwaan – galintan casriga ah (digital registr ation) taas oo bilaaban doonta todobaadkan.
Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyay say mu siibada ka dhalatay dhul gariirka ku dhuftay dalka Morroco
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay ka tacsi yeysay musiibada ka dhalatay dhul gariirka ku dhuftay dalka Morroco, kaas oo cabirkiisa lagu qiyaasay 7.2 Richter.
Fiidnimadii Habeen hore gobollada iyo maa mullada Al Haouz, Marrakesh, Ouar zazate, Azilal iyo Chichaoua, iyo Tar oudant ee Morroco, ayuu ku dhuftay dhul gariiskaan oo ay ku dhinteen in ka badan 800 oo qof, iyadoo ay ku dhaaw acm een tiro intaas ka yar. Sidoo kale dad ayaa weli lagu la’yahay dhis may aasha burburay hoostooda.
"Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya wa xay muujineysaa inay si buuxda u garab taagan tahay dowladda iyo shacab ka Boqortooyada Mor occo.” ayaa lagu yiri war saxaafadeed kasoo bax ay wasaarad da arrimaha dibadda Soomaaliya.
Dhul-gariirkan waa midkii ugu khasaa raha ba dnaa ee dalkaas ka dhaca in ka badan lixdan sa no. Inta badan waddamada adduunka ayaa farr iimo kala duwan oo baroor diiq ah u diray dowl adda Morroco.
Dhulgariirkan oo cabirkiisu ahaa 7.2 ayaa ku dhuftay buuraha Atlas ee dalka Marooko xilli dam be oo habeennimadii Jimcaha ah. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegtay in dhimashada 820 qof ay tahay tiradii ugu dambeysay ee la diiw aan galiyay. waxay sheegtay inay 672 ku dhaa wacmeen.
Guddoomiyaha Hey’adda maareynta musii booyinka oo dalka Kenya kulamo kula yeesh ay madax ka kala socda UK iyo Finland
Intii lagu guda jiray shirka todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay mag aalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee uu hoggaami nayo Guddoomiyaha hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaa tay agaasimaha xafiiska Dawladda UK u qaa bil san Horumarinta Dibedda ee (FCDO) mudane Damon Bristow.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu xoojin lahaa iskaashiga hadda jira ee dhinacyada gargaarka bini’aadannimo iyo horumarineed ee Soomaaliya iyo u diyaar garowga duufaanta El Nino oo laga cabsi qabo inay saameyso in ka ba dan hal milyan oo qof xilli roobaadka soo socda.
Sidoo kale wafdiga SoDMA ayaa la kul may safiir ku xigeenka Finland u fadhiya Soomaaliya, ahna ku simaha madaxa iska ashiga Finland. Do wladda Finland waxay ka mid tahay deeq bixiya yaasha muhiimka ah iyo dowladaha iskaashiga horumarka la leh Soomaaliya, kana taag eera dhinacy ada waxbarashada, caafimaa dka, deeqa ha bani’aadannimo iyo dowlad wanaagga.
RW Xamse Barre oo Warbixin la wada agay Saraakiil tababar u socda
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Md.,Hamza Abdi Ba rre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kul may Saraakiil ka tirs an Ciidanka Xoogga Dal ka Soomaaliyeed oo uu halkaas tababar uga soc onayo.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay Saraa kiisha rajada shacabka Soomaa liyeed ay ka qa baan ee ah in ay hormuud u noqodaan howlga llada socda ee xoreynta dalka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Dowla dda Qat ar uga mahad-celiyey taagee rada kala duwan ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan soo saaridda sa raakiil tayo sare leh oo kamid noqda Ciidanka Xoo gga Dalka Soo maaliyeed.
Xamse Barre ayaa Dooxa ku jooga boo qasho rasmi ah, kadib markii uu casuu maad ka helay dhiggiisa Qatar, Shiikh Maxamed Bin Cabdiraxm aan Al-Thaani
Siyaasiyiinta Xawaadle oo Maxaas he shiis ku gaaray soona bandhigay Gaadi id dagaal iyo ciidankii ugu badnaa
Waxaa Shalay magaalada Maxaas ee gobol ka Hiiraan lagu soo bandhigay gaa diid dagaal iyo ciidamadii ugu badnaa oo loo diyaariyay dagaal ka lagu soo afjarayo meelaha ay kaga sugan yih iin kooxda Al-shabaab gobolada Hiiraan, Galgad uud iyo Shabeellaha Dhexe.
Goobta lagu soo ban dhigay gaadiidka dagaal iyo ciidamada ayaa wax aa ku wada sugnaa mas uuliyiin kala duwan oo siyaasada ku kala fogaa mudooyinkii dambe oo ay ka mid ahayeen madaxwe yne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf axm ed Hagar Dabageed iyo madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan, Saraakil ciidan iyo Xildhibaa no isugu jira heer fedaraal iyo heer dowlad gob oleed.
Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Sam balool she, Yuusuf Axmed Hagar Daba geed iyo Cali Je yte Cismaan oo ka hadlay goobta lagu soo ban dhigay ciidamada ay aa waxay shaaca ka qaade en in la dham eeyay dhamaan waxii mad madoow ahaa ee jiray, islamarkaana haatan la isla qaa tay in dagaalka si wadajir ah loo galo.
Masuuliyiintii kala duwaneyd ee goobta ka ha dashay waxay xuseen dhamaantood iney ka mide ysan yihiin in dagaalka loo midoobo oo hoggaami ntiisa looga damb eyn doono Cali Jeyte Cismaan.
Talaabadaan ay siyaasiyiinta reer Hiir aan isku raaceen ee ah in dagaalka Al-shabaab loo mido obo ayaa ah mid daba socota, heshiiskii Maxaas dhawaan ay xubnahaan kula qaateen Madaxwey ne Xasan sheekh Maxamuud ee ahaa in wixii tab asho ah oo ay qabto beesha Xawaadle dib loo dhi go, islamarkaana marka hore Beesha ay gasho dagaalkii ay kula jirtay kooxda Shabaab.
MW ku-xigeenka Galmudug oo weji kale u yee lay khilaafka kala dhexeeya Qoorqoor
Khilaaf siyaasadeed ayaa weli u dhex eeya Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo ku-xigeenkii sa Cali Daahir Ciid, kaasi oo maalmo kahor soo shaac baxay, kadib markii ay soo kala saareen amaro iska soo horjeeda
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Ciid oo Dorraad ka hadlaayay magaa lada Caabudw aaq ee Gobolka Galgaduud ayaa khilaafka kala dhexeeya Axmed Qoor qoor weji kale u yeelay, isagoo is babar dhigay arrinta Caabudwaaq iyo tan Laascaanood.
Waxa uu sheegay Madaxweyne ku-xige enka Cali Ciid in si isugu egyihiin arrinta ka taagan Ca abudwaaq iyo tii kac doon ka dhacday magaalada Laascaan ood, waxa maamulka uu katirsan yahay ee Galmudug xaqirtay Caabudwaaq oo canshuur ta dadkeeda laga qaado aan lagu celin.
"Kacdoonka Shalay ka jiraa Caabu dwaaq wu xuu u egyahay midkii Laasca anood ka dila acay waxaa la rabaa inaad isku tashataan. Waxaan idin xaqiijinayaa degmooyin badan oo ka tirsan Galmudug oo degmadan ay ugu horreyso inay xaq iran tahay inay wixii ay xaqa u lahayd hel in” ayuu yiri Cali Daahir Ciid.
Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo hadal kiisa sii wata ayaa ugu baa qay shacabka Caabu dwaaq inay iyagu tashadaan, isla markaana wax ka qabtaan xaaladaha ka jira magaaladaasi.
Si kastaba khilaafka u dhexeeya Mada xweyne Axmed Qoorqoor iyo ku-xige enkiisa oo qarsoo naa ayaa soo bannaan baxay, kaddib markii Mad axweyne kuxigee nka Galmudug Cali Ciid uu sha qada ka joojiyay Wasiirka arrimaha Gudaha Galm udug Cabdi Waayeel, balse waxaa xil ka qaadist aasi kahor yimid madaxweyne Qoorqoor.
Dagaal lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay deg mada Bardaale
Warar dheeraad ah ayaa kasoo bax aya da gaal culus oo Habeen hore ka dhacay degm ada Bardaale ee gobolka Baay, kadib mar kii xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerar ku qaad een gudaha degm adaas.
Dagaalka dhexmaray labada dhinac ayaa la shee gay inuu ahaa mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsa deen hubka noocyadiisa kala du wan, kaa soo socday mudo ku dhaw laba saac adood oo xiriir ah.
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa baa hisay in dagaalkaasi khasaare ba dan lagu gaars iiyay kooxda Al-shabaab, islamarkaana lagu dilay dagaalka mal esshiyaad dhowr ah iyo horjoogahii xubnahii weerarka ku qaaday degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ay aa ka mid ah meelaha ay wali ku xoog badan yih in kooxda Al-shabaab, kuwaas oo inta badan wee raro toos ah iyo kuwa gaadma ahba ku qaada de egaano iyo degmooyin ku yaala gobolada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose ee maamulka Koo nfur Galbeed
Qisada Hooyo Cabdiyo iyo wiilasheeda ku kali ftay inay Shabaab la
Baraha bulshada waxaa Shalay aad loogu faafi yey haweeney waayeel ah oo ka tirsan ciidanka Macawiisley ee dagaalada adag Al-Shabaab kula galay gobolka Hiiraan, gaar ahaan Macawiisleyda beesha Xawa adle.
Hooyadaan oo mag aceeda lagu soo koobay Cabdiyo ayaa hadda ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo abaabulkii ugu cuslaa uu ka socdo, waxayna ka sheekeysay halgan dheer oo ay soo gashay, goortii ay soo bilowday iyo sa babta ku kaliftay inay qoriga qaadato.
Maamo Cabdiyo oo la hadashay Te lef ishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegtay inay qori ga qaadatay maalintii Al-Shabaab ugu yaraan 30 qof iyo 10 gaadiid ah ku gubeen inta u dhaxeysa Maxaas iyo Beledweyne, ilaa hadana ay sidii u dabajoogto.
"Waxay naga dileen wiilal haldoor ah, ceelashii biyaha ayey naga duugeen, markii dambana dad kii iyo gaadiidkii ayey naga gubeen, maalintaas ay aan qoriga qaatay, waxaan ku biiray Macawiisley, wax aana ka qeyb galay dhamaan dagaaladii go bolkaan looga xoreeyey Khawaarijta, TV-ga ayaa na ka soo muuqa jirin maahane maalin kama bix in dagaalka,” ayey tiri Maamo Cabdiyo.
Waxay sheegtay inay ka qeyb gashay dhama an dagaaladii ka dhacay gobolka Hiiraan, hadana ay doonayaan inay wax ka xoreeyaan deegaana da ay degaan beel aha kale, maadaama ay dhulk oodii ka xoreysteen kooxda.
"Khawaarijta dhulkeena waan ka xorey sanay, waxay heystaan beesha Murusade, Madaxweyni hii ayaa noo yimid oo naga codsaday inay deeg aanada haray wax ka xoreyno, hadii aana dhiman inta Khawaarij mid ka noolyahay kama hari do ono,” ayey tiri Cabdiyo.
Hooyo Cabdiyo waxay sheegtay in dagaalka ay kula jiraan shan wiil oo ay dhashay 10 kale oo ayada la dhalatay, sidoo kale markii lagu daro da dka kale ee qaraabada la ah waxay sheegtay inay 40 qof gaarayaan.
"Dhamaan ehelkeyga waa ku jiraan hal gankaan, shan aan dhalay iyo ilaa 40 kale ayaa dagaalka igula jirta, qabiilkeena kore dhowr kun oo qof ayaa Shalay diyaar u ah dagaalka, wax aana rabnaa inaan Murusade la tagno Wabxo ilaa Ceelbuur,” ayey hadalkeeda ku sii dartay Hooyo Cabdiyo.
Dhaqtar caan ah oo aano qabiil loogu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo
Nin ku labisnaa dareeska ciidanka amn iga ay aa Xalay fiidkii magaalada Gaa lkacyo ku dilay al laha u naxariistee mid kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha gobolka Mudug.
Dr Sakariye Cabdi Jaamac, oo ahaa dhaqtar dhallinyaro oo caan ka ahaa bul shada dhexde eda, ayaa Xalay lagu dilay isa goo ku sugnaa xarun caafimad oo uu maamule ka ahaa oo lagu magacaabo Al xaramayn.
Muuqaal ay duubtay kaamirada CCTV oo ku xirnayd xarunta lagu dilay, ayaa lagu arkayay, as kari hubaysan oo gudaha u galay xarunta, kad ibna xabbad la dhacay dhaqtarka.
Gacan ku dhiig laha waxaa la socday labo nin oo la aamisan yahay inay qeyb ka ahaayeen aba abulka dilka dhaqatarka, kuwaas oo kaamerada laga dhex arkayay, iyagoo gacan ku dhiig laha sii naya tilmaam ku aadan dhaqtarka.
Gacan ku dhiig laha ayaa isaga baxsa day go obta, markii uu falka geystay. Mana jiraan wax war ah oo kasoo baxay hay’ adaha amniga ee gobolka. Dilka dhaqtarka ayaa la ogaaday inuu salka ku hayo aano qabiil, taasoo waayah aan ka taagan waqooyiga magaalada Gaa lkacyo ee Pun tland. Dilalka ku salaysan aanooyinka ayaa san adkan 2023 tusbax furtay ka noqday waqooyiga Gaalkacyo. Maamulka Puntland ayaa ku guul dar aystay inuu xakameeyo falalka nuucaan ah.
Dilka Xalay wuxuu kusoo aaday, iyadoo maal mo ka hor ay odayaasha dhaqanka gobolka Mud ug ku heshiiyeen in qofkii qof dila lagu fulindoono qisaas, si wax looga qabto dilalka aanooyinka.
Rag hubeysan oo Shalay xirtay Garoon ka Di yaaradaha Magaalada Caabu dwaaq
Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaarad aha magaalada Caabudwaaq ee Gobo lka Galga duud ee dowlad Gobole edka Galmudug ayaa wa xaa ay sheegay aan in Shalay Garoonkaasi ay xirteen rag hubey san oo maleeshiyaad ah.
Ragga hubaysan ayaa ka gadooday sa ami Qaadka ama Ja adka ka degga Ga roonka laga siinjiray oo ay she egeen in laga musuq-maasuqa, taasi oo keentay inay xirtaan Garoonka oo ay dhabbaha ay diyaa radaha ku degaan ay dhigaan biro iyo dhagxaan.
Dad ku sugan meel ku dhow Garoonka Caabu dwaaq ayaa laga soo xigtay inay ku goodiyeen maleeshiyaadka hubeysan in aanan wax diyaarad ah kasoo dagi karin Garoonka ilaa inta xal looga helayo tabashadooda.
Marar kala duwan ayaa Maleeshiyo oyin hub aysan wax ay joojiyeen Duulima adyada Garoon ka diyaaradaha Magaalada Cabuudwaaq ee Gob olka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galm udug.
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Somaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbal and Mudane Axmed Maxamed Islaam oo xarunta Madaxtooyada ku qaa bilay wafdi uu hogaamin ayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraab ka XFS. Wasiiradan oo ka la ahaa Wasiirka Was aara dda Beeraha iyo Waraab ka Axmed Madoobe Nuun ow iyo Wasiirka Wasaara dda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuu mada Soomaa liya Xasan Xuseen Maxamed iyo xubno ka tirsan xafiiska Wasaaradahaas ayuu Ma daxwe ynaha Jubbaland ku qaabilay xarunta Mad axtooyada, iyadoo Wasiirada dhigo oda ah ee Jubaland ay qayb ka ahaayeen qaabilada iyo soo dhaweeynta loo sameeyey wafdiga.
Ujeedka socdaalka Wasiiraddan ayaa ahaa xo ojinta xiriirka iyo wada shaqeeynta kala dhax aysa Wasaaradaha kale ee wada shaqeynta la leh iyo sidii mashaariicda hormarineed ee ka so cda guud ahaa dalka la isaga kaashan lahaa.
Mareykanka oo 10 milyan oo dollar dul dhigay hoggamiyaha Al-Shabaab Axmed Diiriye
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay lac ag gaareysa 10 milyan oo dollar oo lagu abaal ma rin doono cidii soo sheegta halka uu ku sugan yah ay hoggaamiyaha Alshab aab, Axmed Diiriye Cali oo sidoo kale loo yaqaan Abuu Cubeyda.
Wasaaradda arrimaha dibadda Marey kanka ayaa war-saxaafadeedka ay soo saartay ku shee gtay in Abuu Cubeyda uu hadda yahay hoggaami yaha Al-shabaab, xilkaas oo uu qabtay kaddib ge eridii hogga amiyihii hore ee Al-shabaab, Axmed Cabdi Godane."Inta uu hogaaminaayo, argagixisadu AS waxa ay weeraro ka fuliyeen Sooma aliya, Kenya, Uga nda, iyo Jabuuti kuwaas oo sababay dhimashada boqolaal qof,” ayay tiri wasaaradda arrimaha diba dda ee Mareykanka.Ka hor inta aan la bedelin Godane, ay uu Mar eykanku sheegay in Abuu Cu beyda uu kasoo shaqeeyay dhowr jagooyin Al-shabaab ah oo ay ka mid yihiin kaaliye Godane, guddoomiye ku xigeen kii gobolka Jubbada Ho ose ee Soomaaliya 2008-dii, iyo guddoomiyihii Al-shabaab ee gobollada Bay iyo Bakool, 2009kii.
Sannadkii 2013-kii, waxa uu la taliye sare u ahaa Godane, wuxuu na ka soo sh aqeeyay wa axda Arrimaha gudaha ee al-Shabaab.
Abriil 21, 2015, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa Abu Cuba yda u magacawday agagixiye caalami ah. waxayna markaas madax iisa dul dhigtay lacag dhan 6 million oo dollarka Mara ykanka.
Somaliland oo sheegtay in dagaalama yaal ka tirsan Al Shabaab ay Laascaan ood yimaadeen
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in sark aal ka tirsan kooxda Al shabaaab oo hoggaamin aya 600 oo dagaalyahan uu yimid magaalada
Laascaanood.
Qoraal ay baahisay Wasaarada Arrim aha Dibada Somaliland, ayaa lagu shee gay in daga alyahano xagjir ahi ay soogaa dheen magaalada Laascaanood.
"Ciidamada Amaanka ee Xukuumada Somali land waxay xaqiijiyeen in ku dhaw aad 600 dagaa lyahan oo uu hoggaami nayo Fu'aad Maxamed Qalaf (Shanqoole) oo ah mid kamid ah hoggaami yaasha Al Shabaab ay Laascaanood soo galeen" ayaa lagu yidhi qoraalka.
Somaliland waxay sheegtay in Shanqoole uu doonayo in uu saldhig ciidan ka samaysto buural ayda gobolka Sanaag, waxayna sheegtay in bilihii lasoo dhaafay ay kor u kaceen dadka la qorayo ciidam ada iyo fidinta fikradaha xagjirnimada. Waxay sheegtay in dhaqdhaqaaqyadani ay xagal daacinayaan dadaalo ay sheegtay in ciidamada Somaliland ka sameeyeen ilaalinta sharciga iyo kala danbaynta, sidookale waxay sheegtay in ay kor u kacday nabadgalyo darada iyo fidinta fikra daha xagjirnimadu taasi oo khatar ku ah amaanka Somaliland iyo gobolka.
Qoraalka waxa lagu sheegay in Somali land ay qaadi doonto talaabooyin adag oo ay kaga hortag ayso kooxahan ay sheegtay in ay Laascaanood soogaleen, waxayna beesha caalamka ka codsa tay caawimo.
Somaliland ayaa tan iyo markii uu dagaalka Laa scaanood bilowday sheegan aysay in kooxo xagjir ahi ay qaybkayihiin dagaalka, taasi oo garaadada iyo siyaa siyiinta deegaanku marar badan been iyeen.
AFRICOM oo iska fogeysay masuuliy adda du qayn dad shacab ah ku dhint een oo ka dhacd ay gobolka Galgaduud
Taliska ciidamada Ma rayanka ee Afrika (AFR ICOM) ayaa wax ay iska fogeeyeen duqayn gey satay khasaare dhima sho & dhaaw aca oo kasoo gaartay dad rayid ah.
Duqeyntan oo ay fuliy een diyaaradaha aan du uliyaha lahayn ayaa la gu dilay shan qof oo ray id ah iyo saddex ka tirsan horjo ogayaasha koox da Al-Shabaab, sida ay sheegeen hoggaamiyaya al katirsan dadka deegaanka. Duqayntan ayaa dhacday, ka dib markii horjoogayaasha Alshaba ab ay gabbaad ka dhigteen guri ay ku jiraan dad qoys ah oo ku yaalay degaanka Ceel la helay ee gobolka Galgaduud.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa nasiib darro ku tilmaamay in dad rayid ah lagu dilay, laguna dhaawacay howlgal du qayn ah oo ka dhacay gobolka Galgaduud, kaa soo la gu bartilmaameesadsaday horjoogayaal ka tirsan Alshabaab.
"Nasiib darro, dad rayid ah ayaa lagu dhaaw acay oo lagu dilay agagaarka howl galka,” ayaa la gu yiri war ka soo baxay AFRICOM. "Ciidamada Mareykanka ma ay san joogin goobta howlgalka, mana aysan sameynin duqeymo dhanka cirka ah.
Guriga lagu bartilmaameesaday horjo ogayaa sha waxaa iska lahaa mid ka mid ah qaraabada horjoogayaasha, sida uu wakaaladda wararka ee Reuters ugu sheegay guddoomiyaha deegaanka Ceel la helay Faarax Aadan.
Qof dumar ah iyo labo caruur ah ayaa kamid ahaa dadkii ku dhintay duqaynta, sida ay ku warr antay wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysay masuuli yiinta degaanka.
"Dadka rayidka ah lama bartilmaameed san, waxaa ku dhacay firirka bamka.” ayuu yiri guddoo miyaha degaanka Ceel la helay.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhac dadan, iyadoo warbaahinta dowladda Soomaaliya ay sheegtay in qof dumar ah iyo labo caruur ah ay ku dhinteen miino ay Alshabaab ku qariyeen guri ku yaala tuu lada Ceel-lahelay ee gobolka Galga duud.
Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya oo du qeymo ka geystay deegaano hoos taga degma da Ceelwaaq
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa she egaya in Habeen hore duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya deega ano hoostaga degma da Ceel waaq.
Diyaaradaha dag aalka dalka Kenya ay aa lasoo warinaya in duqeymaha Habeen hore ay ku garaaceen dee gaanada kala ah Khadiijo Xaaji iyo Faxfax dhuun oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Lama oga wali khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeymaha ay diyaaradaha Kenya ka geysteen deegaanadaan hoos taga Ceelwaaq, hayeeshee waxay saam eyn ku yeesheen dadka deegaanad aasi oo u badan Xoolo dhaqato.
Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka dowladda Kenya iyo maamulka Gedo oo ku aad an duqeymaha Habeen hore diya aradaha Kenya ka geysteen deegaanada hoostaga Ceelwaaq, ha yeeshee dowladda Kenya waxay sheegta in duq eymaha diyaa radaheeda dagaalka ay ka fuliyaan gobo lka Gedo iney la beegsato kooxda Al-shab aab.
Duqeymaha saacadahii lasoo dhaafay diyaar adaha Kenya ay ka fuliyeen deeg aanada Khad iijo Xaaji iyo Faxfax dhuun ayaa kusoo beegma ya, iyadoo mudooyinkii dambe Kenya ay yareysay duqeymahii sida joogta ah uga geysan jirtay deeg aana da kala duwan ee gobolka Gedo.
XAALKA GABDHO CIYAARTOOY SOOM AALI AH OO KU XAYIRAN MOROCCO KADDIB DHULGARIIRKII CUSLAA EE KA DHACAY
Dadka farahabadan ee uu saameeyey dhu lgariirka culus ee ka dhacay Morocco waxaa ka mid ah hablo Soomaaliyeed oo ciyaartooy ah oo halkaasi u joogay tartan Kubadda Kolayga ah oo ay ka qayb gelaye en, kuwaas oo sida ay noo sheegeen xaalad ‘naxdin’ ah ku sugan. Hablahan oo ka tirsan kooxda lagu magacaabo Gi fts Club oo ah naadi ka kooban hablo Soomaali ah oo ka kala yimi dalalka Australia, USA, Kenya iyo Soomaaliya ayaa magaalada Marrakesh ee dalka Morocco kaga qayb gelayey koobka Arab Basketball Club Champions oo sannadkan halk aas lagu qabtay.
Sucaad Cabdillaahi Galow oo ka mid ah mada xda ururka Somali Women Found ation oo iyadu hoggaaminaysay kooxdan ayaa BBC-da uga war rantay xaaladdii ay dareemeen iyo wixii ay la kulm een markii habeenkii Habeen hore ahaa dhulgariir culusi ku dhuftay qaybo ka mid ah dalkaas.
"Ku dhawaad 11 kii habeennimo oo xilligaas ay habluhu seexdeen ayaannu dareenay wax yar oo dhul gariir ah, marba marka ka danbaysana wuu sii kordhayay. Hotelkaan degganayn oo ah mid aad u adag haddana Ilaahay Amarkii sidii wa rqadda ayuu ruxmayey, oo Ilaahay uun baa na ba dbaadsaday,” ayay BBC da u sheegtay Sucaad.
"Marki hore wax xog ah kamaannaan hayn dhulgariirkan iyo sida looga falceliyo markuu dha co, laakiin dhismihii waannu ka baxnay oo wad dada iyo meel dhismaha iyo dhirta ka fog ayaan nu tagnay oo Habeen hore u hoyannay” ayay had alkeeda sii raacisay Sucaad.
XIGASHADA SAWIRKA,GIFT STARS SPORTS CLUB/FACEBOOK
Hablahan ciyaartoyda ah oo ka koobnaa 8 hab lood ayaa ka kala yimid dalal ka duwan, kuwaas oo badankoodu ay qurb aha ku dhasheen.
Xilliga dhu lgariirku dha cay oo ahaa xilli danbe oo abbaaro 11 kii habeennimo ah ayaa iyaga u a aa xilli hurdo.
Xaaladda dhulgariirka ayaana aad uga nixisay iyaga oo qaarkood ay galeen xa alad naxdin ah markii ay ku tooseen waxa socda, sida ay sucaad nooga warrantay.
"Hablo yaryar oo debedaha ku dhashay oo dhulgariir in ay akhriyaan mooyaane aan weligo od maqlin, oo arag, oo hurda, maalinka xigtana isu diyaarinayey tababar iyo ciyaar ay lahayeen makhribka, waad qiyaasi kartaa sida ay u naxeen” ayay tidhi Sucaad oo ka warramaysay sida uu ah aa dareenka hablaha yaryar markii dhulg ariirku dhacayay.
Waxaanu isku daynay inaan la hadalno qaar kamid ah gabdhaha, balse ma aysan awoodin ba dnkood inay nala hadlaan maa dama ay xaalad daal iyo naxdin ah ku jireen sida ay noo shee ge en.Hani Cali oo ka timid iyadu magaalada Muqdi sho kana tirsan hablaha Gift Stars oo ahayd ciya artooyadda keliya ee nala hadashay ayaa sheeg tay in wixii ay Habeen hore aragtay uu ahaa ‘wax fajaciso ah'. ‘Wax laga naxo oo aad u xun ayaan Habeen hore aragnay, alxamdulilaah se hadda waan nabad qabnaa oo Ilaahii naga amma ansa day ayaa mahadsan’ ayay BBC u sheegtay Hani.
Dhulgariirkan ku dhuftay dalkaas ayaa cabbirk iisu ahaa 6.8, waxaana ku dhintay ugu in kabadan 820 qof illaa hadda inta la xaqiihiyey, sida ay she egtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi.
Meesha xudunta u ah ayaa ah aagga buuraha Atlas ee sare, oo 71km (44 mayl) koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Marrakesh, sida ay she egtay hay'adda sahminta dhulka ee Maraykanka.
Maxay yeeli doonaan kooxdaan Soomaalid h?
XIGASHADA SAWIRKA,GIFT STARS SPORTS CLUB/FACEBOOK
Sucaad Galaw, oo horkacaysay kooxd an ay aa noo sheegtay in ay ha dda qorshaynayaan sidii ay ugu bixi lahaayeen dal ka, isla mar ahaantaana ay wejahayaan caqabad dhanka diyaaradaha ma adaama badi diyaaradihii buuxaan, ayna ku qas ban yihiin in ay aadaan ma gaalada Casablanca si ay halkaas uga raadiyaan in ay ka hel aan safarro u socdo dalalkii ay ka ka la yim aaddeen si ay u baxaan.
"Hadda waxaannu ku jirnaa hotel kii aan deg ganayn oo laga wada guuray oo aannu annagu ku hadhnay maadaama dadkii kale ay dalalkoodii diyaarado u soo direen, annaguna waxannu qor shaynay naa in aannu safar gaadhi ku tagno Ca sab lanca oo halkaa ka sii baxno" ayay tiri Suc aad.
Safaaradda Soomaaliya ee Morocco oo fadhige edu yahay magaalada Rabat ayay noo sheegeen in xidhiidh fiican ka dhexe eyo oo ay iyadu siisay talada bixitaanko oda kalana shaqaynayso sidii ay si nabad uga bixi lahaayeen dalkan.
Ciyaaraha ay ciyaareen hablahan ayaa ahaa laba kulan halka ay u hadhsanaa yeen afar kulan oo kale.
Koobkan oo ah kubbadda kolayga ayay ka soo qayb galan naadiyo kala duwan oo ka kala yimaa dda dalalka Jaamacadda Carabta oo ay Soomaal iya ku jirto. XIGASHO:-BBC
MAXAA KEENAY IN GABADHAN SOOM AALIYEED AY KA SOO MUUQ ATO BO ORARKA MAGAALOOYINKA INGIRIIS KA
Boorarka waaweyn ee lagusoo bandhigo sawir rada xayeysiimaha iyo farshaxannada ee magaal ooyinka waaweyn, ayaa waxaa qabsaday sawirr ada gabar Soomaali ah.
Asma Jamac waa fan naanad, qoraa, gabyaa, iyo weliba filin sameeye asalkeeda u dhalatay So omaali, waxayna si weyn u soo shaac baxday ka dib markii ay sawirradee du qabsadeen boorarka waaweyn ee caasima daha Ingiriiska.
Waxay kasoo jeeddaa Denmark waxayse had da ku nooshahay dalka Ingiriiska halkaas oo ay shaqadedu kasoo shaac baxday.
Magaalooyinka ay ka midka yihiin Manchester, Glasgow, Brighton iyo Birmingham ayaa waxaa qabsaday sawirra deeda iyo farshaxankeeda ka dib markii ay dadka madow, dumarka iyo dadka la ga tirada badan yahay ka heleen habka ay fanke ed ugu soo bandhigto fikirkeeda.
Shaqada Asma Jaamac waxay ka kooban ta hay muuqaallo filimkeeda laga keenay kaas oo la gu magacaabo " Except this time nothing returns from the ashes" oo la dhigay sannadkii tagay ee 2022.
Mashruuca waxaa dhiiri galiyay boogga sheeko-xilliyeedka lagu magacaabo All About Love.
Shaqada Asma Jaamaca waxay ka kooban ta hay sawirro iyo oraahyo laga soo qaaday filimka.
Waxay sawirrada Asma ka soo muuqdeen ila 20 goobood magaalada Bri stol oo kaliya, Temple Gate, West Street, Aargada Old Market iyo Kings land Road.
Mashruuca lagu soo bandhigayo shaq ada As ma ayaa bilowday duhurinamadi Arbacada xilliga Ingiriiska, waxaanay boor arka ka sii muuqan doo naan tan iyo Axadda.
Asmaa Jaamac waa fanaanad Soomaa liyeed oo haysata dhalashada dalka Denmark, sidoo kal ena ah abwaanad, isla markaana ka mid ah asaa sayaasha fanka wadajirka ah ee Dhaqan Collective.
Waxay ku shaqeeysaa luqadaha dhex dooda wa xayna wax ka qortaa sheekooyin ka iyo filiShalay rooxaanta, cabsi-cabsida, iyo kaydka. Waxaa la gu daabacay sheek ooyinkeeda joornaalada iyo mareegaha internetka – waxaana ka mid ah mee lah aas sida Abit, Ifa Gallery, ANMLY, iyo Joo rna alka The Good - waxaana sidoo kale lagu martiqa aday inay bandhigyo ka same yso Southbank iyo Poetry Society. Shaq ada Asmaa waxaa lagu tur jumay Faransiis, Sawaaxili, Soomaali, Isbaanish, iyo Boor taqiis.
ASMAA JAMA/GOULED AHMED
Ma Eey baa mise waa nin?
Waxay hadda ka waddaa Mailles, wax soo saarka dalx iiska. Asmaa waxay kaa linta labaad ka gashay tartanka abaalma rinta BBC ee era yada lagu hadlo "Words First" iyo mid ka mid ah ardaydii ugu hor reysay ee Obsidian Foundation.
Sannadkan, waxay ka heshay BBC-da shaq ada farshaxaniiste oo hoos imaana ysa nidaamka horumarinta hibada "Hal-abuurka Cusub".
Tan iyo sannadkii 2021 Asma waxay la shaqay naysay Guuleed Axmed oo isaguna Soomaali ah isla markaana ah nin ku takhasusay lebiska wax ayna isla soo qabt een shaqooyin badan.
Iyaga oo ay ka muuqato hiddaha ay wadaaga an ee ah in ay yihiin fannaaniin asalkoodu Soom aali yahay, dhaqankoodu waxa uu keenayaa in la qiyaaso mustaqbal ka iyo in la dhiso adduunyo kale iyaga oo isticmaalaya luqad maqal-muuqaal ah oo iska caabbinaysa farsamooyinka sheeko-xariireedka caadiga ah iyaga oo isticmaa laya qor aal muuqaal ah, sawirro socda iyo hal-abuurro. Shaqooyinkooda is dhexgalku waxay sahamiyaan dhinacyada kala duw an sida, socdaalka, caado oyinka, khuraaf aadka, indho sarcaadka, qarsoon aanta, tirt irida, ilaalinta iyo kaydinta xusuusta.
Labadoodu waxay wax ka soo qaataan habab kooda gaarka ah ee farshaxanka. Asma Jaamac wa xa ay su’aalo gelisaa luqadda si ay u baarto nuxurka socdaalka iyo dhaxsinta iyo rumowga xu suusta, halka Axmed uu isticmaalo farsamooyin is -m uujin iyo faashan uu su’aalo kaga keenayo saa maynta ay ku yeelanayaan kala sarr eynta qaab-dhismeedka bulshada sida ‘k uwa la takooro’ loo ga arko loogana fahmo Geeska Afrika
. XIGASHO:-BBC
CUDURRADA AAN DAWADA LAHAYN IYO SIDA LOOLA NOOLAADO
Qof isbitaal ku jira
Inkastoo heer sare laga gaaray daweynta cudu rrada iyo soo saarista dawooyin cusub sannad walba haddana waxaa jira cudurro iyo xaalado aan weli wax dawo ah loo hayn.
Cudurrada noocan ah wax aa ugu badan kuwa loo yaqaan ‘advanced progre ssive’ oo ah xanuunno isa soo tara kuwaas oo soo afjari kara nolosha qofka jira da’ kasta ee ay ku dhacaan muddo maalmo, usbuucyo, bilo ama mararka qaar wax sannad ka badan ah.
Haddaba cudurradani ma laha dawo si sax ah uga takhalusaysa marka laga tago dawooyin la gula tacaalo in lagu dhimo saameyntooda.
Marka ay qofka ku dhacaan cudurrada aan la daweyn karin ee la ogyahay inay soo gaabinaya an nolosha qofka, waxaa is badala nooca daryeel ka qofkaas isaga oo aan ka fakarayn inuu dawo raadiyo maada ama aysan jirin, balse inuu ku noo laado nolosha ugu fiican inta u hadhay cimrigiisa sida:
Xakamaynta saameynta xanuunka
Raadinta xorriyad maskexeed
Wanaajinta dareenka diineed iyo dhaqanka
Qorsheynta mustaqbalka dhow
Sidan ma sameeyaan oo kaliya dadka loo sheegay inay dhowr maalmood uun sii noolaan karaan, daryeelka noocan ah waxaa loo raadiyaa qof waliba oo uu hayo xanuun aan rajo laga qabin daweyntiisa.
Hadaba waa kuwee cudurradan iyo kuwooda ugu caansan?kansar
Kansar (Cancer) Dabcan haa, waxaan ka bilaab eanaa cudurka kansarka oo laga yaabo inaad in badan maqashay, ‘qof hebel inuu intaas oo maalmood haysto ayaa loo sheegay’ marka uu cudurkani ku dhaco kadib.
Kansarku waa cudur ku dhaca unugyada jidhka. Caadi ahaan unugyadu waxay u koraan oo u tar maan si xakameysan, hase yeeshee mararka qaa rkood unugyadu waxay noqdaan kuwo si aan caadi ahayn u kora. Unugyada aan caadiga aha yn waxay samayn karaan tiro unugyo ah oo la yir aahdo buro.
Kansarka waa ereyga loo isticmaalo in lagu qee xo ururka unugyadaas koraya oo suurtogal ah in ay ku faafaan jidhka dhexdiisa. Maaddaama unug yada kansarku ay ku dhalan karaan ku dhawaad nooc kasta oo unugyada jirka ka mid ah, kansar ku wuxuu waxaa loo kala saaraa 100 cudur oo kala duwan.
Sharraxaadda ugu da'da weyn ee kansarka (in kasta oo ereyga kansarka aan loo isticmaalin) wa xa laga helay Masar waana tixraac jiray shan kun oo sano ka hor. Waxaa loo yaqaan Papyrus Edw in Smith waana nuqul ka mid ah buug hore oo Faraaciinta Masaaridu adeegsan jireen, kaas oo ku saabsan qalliinka burooyinka iyo dhaawacya da. Wuxuu qeexayaa ilaa 8 xaaladood oo burooy in ah ama boogaha naaska oo lagu soo saaray qa lab ka samaysan biro dab la geliyey. Qoraalku wu xuu cudurka ku tilmaamay "mid aan la daweyn Karin”.
Sida ay qortay ha’adda caafimaadka aduunka, kansarku wuxuu sannadkii 2020 oo kaliya dilay ku dhawaad 10 milyan oo qof. Sannad walba, ku dhawaad 400,000 oo caruur ah ayuu ku dhacaa.
Asaasaq
Cudurka asaasaqa (dementia) waa cudur ku bilowda xaalad xusuus xumo oo yar, wuxuuna badanaa ku dambeeya in qofka uu ku dhaco uu san awoodin inuu ka qayb qaato waxyaabaha yar yar sida wada shekaysiga, ka fal celinta waxyaabaha ka dhac aya agagaarkiisa amaba in uu qofku qabsado hawlaha nolol maalmeedkiisa.
Waa xaalad ku dhacda dhibaatana u keenta qaybta maskaxda uga masuulka ah xusuusta iyo luuqadda.
Nooca xis-guurka ee ugu caansan waxaa loo yaqaan (Alzheimer) wana kan ugu badan ee la soo darsa dadka waa weyn, waa suurta gal inuu ku dhoco da’ yarta balse uma badna.
Sannadkan oo kaliya sida aan kasoo xigannay hay’adda caafimaadka addu unka, 55 milyan oo qof ayaa caalamka oo dhan la ildaran cudurkan, waxaana sannad walba soo baxa ku dhawaad 10 milyan oo kiisas cusub ah.
Waa mid ka mid ah toddobada dilaa ee ugu weyn sannadkii 2019 waxaa cudurkan u dhintay ku dhawaad laba milyan oo qof. Dhimashooyin kan waxaa ka mid ah kuwa uusan si toos ah u geysan cudurkani balse si dadban, sida qofka oo dab ku gubta ama meel ka dhaca cudurkan awgii.
HIV/AIDS
Aids HIV waa caabuq wee rara unugyada difaaca ee jir ka. Noocaiisa ugu caansanna waxaa loo yqaan AIDS.
Wuxuu weeraraa unuyada cad ee difaaca wuuna wiiqaa, taas ayaana u suur ta gelisa in qofka ay xitaa ku dhacan cudurro kale oo waaweyn sida, qaaxada iyo kansarka maadaa ma uusan qof lahayn unugyo difaac oo ku filan amaba uu cudurku wiiqay awoodooda.
Markii u horreysay cudurka Aids-ka waxaa la ogaaday sannadkii 1981-kii waxaana laga helay Maraykanka, balse waxaa la sheegaa in xilligaas ka hore uu isla Maraykanka ka jiray.Cilmi baaray aashu waxay qiyaaseen in dad gaaraya ilaa sad dex boqol oo kun oo qof ay la noolayeen cudurka Aids-ka wixii ka horeeyay 1980-kii. Waxaa la aami nsan yahay in HIV1 oo ah nooca ugu caansan fay raskan uu ka yimid daanyeerka asal ahaan xilli la gu qiyasay 1930-kii ama ka hore. Wuxuu cudurak ani galaaftay ilaa hadda tiro u dhaxaysa 32.9 mi lyan ilaa 51.3 milyan oo nafood. Cudurkani wuxuu dheer yahay labada aan kor ku soo xusnay inuu yahay mid la iska qaado ama laisu gud biyo, wax ayna dalalka qaar soo sheega ya an sare u kac isu gudbintiisa ah walow mar lagu guuleystay in hoos loo dhigo faafitaankiisa.
Sokorow /Macaanka
Sonkorowga waa cudur daba-dheeraada oo la gu garto heerka sare ee gulukoosta dhii gga (ama sonkorta dhiigga), taasoo u hor seedda muddo ka dib dhaawac halis ah oo soo gaara wadna ha, xididdada dhiigga, indhaha, kelyaha iyo neerfaha.
Nooca ugu caansan ee Sokorwga waa kan 2-aad, oo sida caadiga ah ku dhaca dadka qaanga arka ah, kaas oo dhaca marka jidhku u adkaysto insuliinka ama aanu soo saarin insulin ku filan. 3-dii sano ee la soo dhaafay baahsanaanta nooca 2-aad ee xanuunka macaanka ayaa si aad ah kor ugu kacday caalamka oo dhan. Nooca 1-aad ee macaanka, oo mar loo yaqa anno sonkorowga dhallinta ama sonk orowga ku tiirsan insulin-ka, waa xaalad daba-dheeraata oo beeryaradu ay soo saarto wax yar oo insulin ah. Dadka qaba cud urka macaanka, waxaa lagula tac aalaa dawooyin kaliya lagu dhimo dsaameynta waxaana ka mid ah irbadda insulin. Waxaa jira hiigsi caalami ah oo la isku raacay in la joojiyo kororka cudurka macaanka iyo cayilka marka la gaaro 2025.
Qiyaastii 422 milyan oo qof ayaa qaba cudur ka macaanka caalamka oo dhan, badidoodu wax ay ku nool yihiin waddam ada dhaqaalahoodu hoo seeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah, halka 1.5 milyan oo dhimasho ah uu si toos ah u geysato cu durka macaanku sannad kasta. Tirada kiisaska iyo faafitaanka cudurka macaanka labaduba si ta rtiib tartiib ah ayey u kor dhayaan dhowrkii sano ee la soo dhaafay. XIGASHO:-BBC
Boqolaal qof oo ku hoobtay Dhul-gariir xoog gan oo ka dhacay Morocco
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Moro cco ayaa Shalay sabti aheyd sheegtay inay 296 qof ku geeriyoodeen Dhul-gariirabaarihii 11:12 daqi iqo ee fiidkii Habeen hore ka dhacay Bart amaha dalkaasi. Telefishinka Dowladda Morocco ayaa waxa uu ka soo xigtay Bayaanka W/ Arrima ha Gudaha in Dhul-gariirka ay ku dhinten 296qof, halka ay ugu yaraan 153 kalena ku dhaawacmen.
Bayaanka ayaa wa xaa lagu xusay in Tir o-koobkaasi yahay mid hordhac ah, laga na yaabo inay Tirada dhima shada sii korodho.
Dhul-gariirka oo Halbeegiisu ahaa 6.8 ilaa 7.0 ee Richter Scale waxa uu Fiidkii Habeen hore ka dhacay ma gaallo xeebeedka Maraakish (مراكش) oo 320 KM dhanka Koon furta kaga toosan Ca asimadda dal kaasi ee Rabat. ( العاصمة الرباط).
Muuqaalo la baahiyey ayaa muujiyey Dhismo oyin soo hoobanaya oo ku yaalla qeybo ka mid X aafadaha Qadiimiga ee magaallada Maraakish & dad ku dhaaw acmay Masjid ku soo dumay Barta maha magaalladaasi. Dhul-gariirka Habeen hore ka dhacay magaalladda Maraakish ee dalka Mor occo waxaa kaloo la ga dareemay dhowr maga allo oo ay ka mid yihiin: Casablanca, Rabat iyo Fez.Dadku waxay dareemeen Cabsi iyo Jahwar eer, waxayna ka soo wada baxeen Dhismayaa sha, iyagoo ka baqanayey suu rtogal nimada inuu dhaco Dhul-gariir kale.
Qaraxyo laga maqlay magaalada Cope nhagen iyo booliiska oo howlgalo wada
Wararka ka imaanaya dalka Denmark ayaa sheegaya in caasimadda dalkaasi ee Copenha gen laga maqlay qaraxyo, waxa ana qaraxyada ka ddib booliiska bilaabeen howlgalo iyo baarita anno amni.
Warbaahinta dalka Denmark ayaa baa hiyay in dhawaqa qaraxyo la ga ma qlay ma gaal ada Copenhag en, waxa ayna warba ahinta sheegeen in booliiska xireen aaga laga maqlay jugta qaraxyada.
Sargaal katirsan booliiska Denmark oo lagu magacaabo Espen Godixen ayaa sheegay in ciid amada booliiska xireen dee gaanka la sheegay in laga maqlay qarax yada, waxa uuna xusay sarg aalkan in la baarayo jugta qaraxyada iyo waxa ay aha ayeen. Wali lama tabin nuuca qaraxyadan la maqlay ahaayeen, mana jiro sidoo kale khas aaro ilaa had da tabiyeen booliiska ka howlgala magaalada Co penhagen, waxa ayna saraakiisha booliiska she egeen in dib ka faah faahin doonaan qaraxyada dhacay
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA SEPTEMBAR 2023-KA
...