HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Saturday September 09, 2023 - 08:18:09 in Wararka by
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Oo Kulan Deg Deg Ah La Yeeshay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee G/Shab eellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada tal iska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorshaha dalka looga ciribt irayo khawaarijta Al Shabaab.

Hogaannada taliska CXDS ayaa la wadaa gay Madaxweynaha qorsheyaal muddo kooban Khawaarijta dalka looga sifeynayo, iyaga oo adkeeyay sida naf-hurnimada iyo geesinimada leh ee ay habeen iyo maalin ugu taagan yihiin difaaca qaranka.

Madaxweynaha JFS ayaa tilmaamay in dow laddu ay qorshe cad ka leedahay dhammeys tir ka baahiyaha ciidan ka iyo dalacsiintooda, wa xa uuna saraa kiisha iyo guud ahaan ciidanka kula dardaarmay inay xoojiyaan doorkooda si looga guuleysto argagixisada dhibka ku haysa dadka iyo dalka.

Kualnka waxaa ka qayb galay Taliyaha CXDS S/Guuto Ibraahim Sh.Muxudiin, Taliyaha Ciid anka Lugta ee Ciidanka XDS S/Guuto Axmed Aadan Cali iyo hoggaannada kala duwan ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Guddomiyaha golaha shacabka oo shir-gud doomiyey kulanka 31-aad ee guddi ga joog tada ah.

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS Md. Sh .Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Dor raad Shir guddoomiyay Kulanka 31-aad, Gud di ga Joogtada ah ee G/Shacabka. Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa warbixinta Guddoomiyaha G/ Sh/BJFS, soo gudbinta warbixinta tababara da guddiyada iyo dhameystirka Hindise Sharci yeedka Qaxootiga Soomaaliya

.Sidoo kale Guddiga Jo ogtada waxa ay do od dhe er iyo falanqeyn ka yee shay mushara xnimada Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir Xaaji oo u ta agan madaxweynaha Midowga Baarla maana da Aduunka (IPU), waxaana ay soo gaa rta yli stiga gaaban ee tartanka doorashada, oo ay is ku soo hareen Soomaaliya iyo saddex wa dan oo kale Afrikaan ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xub naha kale Guddiga Joogtada ayaa taageeray musha raxnimada Xildhibaan Marwa Cabdiba shiir Xaaji isagoo adkeeyay ahmiyadda ay u lee dahay in Soomaaliya ay ku guuleysato Mada xweynaha Baarlamaanka Adduunka, wuxuuna tilmaamay in ay tahay arrin qaran oo dalka iyo dadka guul u ah, ayna tahay qof walba inuu ka qeyb qaato xaqiijinta guushaas.

Shirka golaha wasiiradda oo looga had lay xaaladda amni ee dalka.

Ku Simaha R.Wasaaraha, ahna R//Was aare ku Xigeenka XJFS,Md. Saalax Axmed Ja amac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiir ada, kaasi oo laaga hadlay xaaladaha amni ee dalka, iyada oo la ansixiyey hesh iisyo iyo is-af garadyo ay dowladda Soom aaliya la gashay Ethopia iyo Turkiga. Heshiisyada goluhu ansi xiyey ee ay galeen ayaa ku saabsan dhinac yada Ganacsiga, Iskaashiga Arrimaha Difaaca iyo Waxb ashada Tacliinta sare.

Sido kale golaha ayaa ansixiyey soo jeedi ntii Wasaaradda Maaliyadda ee habraaca ma amulka Guddiga Isku-dhafka Wasaaradeed ee bixinta qandaraasyadda dowladda.

Shirka Golaha Wasiirrada ayaa looga dhage ystay warbixinno la xiriira amniga guud ee dal ka Wasaaradaha Gaashaadhigga iyo Amniga Gudaha oo soo bandhigay howlgalladii ugu dan beeyey ee lagu xoreynayey isla markaana lagu xasillin ayey dalka. golaha ayaa bo gaadiyey guulaha is daba jo ogga ah ee ay ciidamadu ka gaar ayaan furim aha dagaalka ee cadowga la gu baacsanayo, wuxuuna goluhu hoosta ka xar iiqay muhiimad da ay dalka u leedahay dabar goynta kooxda Khawaarijta ah in loo midoobo.

Gudoomiye Madaale oo danjire Alberto Vec chi kala hadlay labo arrin oo ay ku jirto..

Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/ Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaa le) & Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Waxay ka wada hadleen xoojinta xariirka 2da dhinac, fulinta Mashaariic Horuma rineed, & soo noleynta Mataneynta Muqdisho&Milano.

Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen Gud doomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda G/Banaadir Md.Maxamed Ax med Diiriye (Yabo oh) iyo Ag aasimaha Xariirka Dibadda &Hey’adaha Caalamiga Md. Maxamed Xasan ayaa sid oo kale looga hadlay dar-dargelinta dhismaha xarunta Casa Italia iyo Taageerada D/Talyaani ga ee ku aadan la dagaalanka ka dhanka ah al-shabaab.

Guddoomiyaha G/ Bana adir Ahna Duqa M/ Muqdisho Md.Madaale ayaa Danjiraha D/Taly aaniga kala hadlay si dii ay ugu qeyb qaadan lahaay een Qorshaha Xasilinta Deegaanada laga xorr eeyay Al-Shab aab iyo ka fulinta goo bahaasi Mashaaariicyo horumarineed oo ay u gu horeyso Adeegyada Bulshada.

Cali Jeyte oo faahfaahin ka bixiyay heshiis kii Maxaas ay ku wada gaareen Madaxwey ne Xasan Sheekh

Cali Jeyte Cismaan ayaa faahfaahin dheera ad ah ka bixiyay heshiiskii degmada Max aas ay ku wada gaareen Beesha Xawaadle iyo ma daxwey ne Xasan Sheekh Maxamuud.

Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in madax weynaha dowladda Fedaraalka iyo qeybaha ka la duwan ee Beesha Xawaadle ay ka wada had leen laba arimood kaliya oo kala ahaa in lagalo dagaalka Al-shabaab iyo in dib loo dhigo wixii tabasho ah. Madaxweynaha wuxuu naga dalba day inaan wixii tabasho ah an dib u dhigano oo marka ho re cadawga dalka aan ka wada xure yno waana Isla qaaday taas, sababto ah dal nabdoon iyo meel nabad ah ayaa wax walba lagi xalin kara marka wixii tabasho ahaa laga ma tanaasulin ee xaaladaha jira dartood ayaa dib loogu dhigay" ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan.

Md.Cali Jeyte sidoo kale ugu baaqay guud ahaan dadka Soomaaliyeed in loo midoobo da gaalka dalka looga ciribtiraayo kooxda Al-shab aab.

Wuxuu tilmaamay Cali Jeyte in Shabaab la ga guuleysan karo, isagoo tusaale usoo qaatay dagaalkii 1977-dii ay dowladda Sooma aliya la gashay dalka Itoobiya.

"Al sheydhaan waa laga guuleysan kara oo waxad ogtihiin Soomaaliya oo inta ay Dorraad tahay ciidan ahaan iyo dad ahaan ka yar ayaa Itoobiya kaga guuleysatay dagaalkii 1977-dii aan la galnay, marka hada oo dad ahaan iyo ci idan ahaan ka badanahay maxa diidaya inaan cadawgan diinta ka beensheegaya iska dul qa adno, dagaalkan waa mid Soomaali oo dhan lo oga baahan yahay ee mahan mid dad gaar av looga baahan yahay"ayuu yiri Cali Jeyte.

Ugu dambeyn Cali Jeyte ayaa shacab ka re er Hiiraan ugu baaqay in markale ay qaataan kaalintooda ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo ay ku amaaneen guud ahaan dadka Sooma aliyeed, maada ma ay reer Hiira an horm uud u ahayeen dagaalka hada ka soc da guuda ahaan dalka ee lagu ciribtiraayo koo xda Shabaab.

Dowladda oo shaacisay magacyada Sar aak iil Shabaab oo hawlgal lagu dilay

DFS ayaa Dorraad sheegtay in 3 ka mid ah Saraakiisha Al Shabaab lagu dilay hawlgal ka dhacay Bariga Gobolka Galgaduud.

Dowladda ayaa warsaxaafadeed ku shee gtay in Saraakiishan lagu dilay hawlg al ay Habeen hore Ciid anka Xoogga Dalka iyo xooga ga deegaanka ka fuliyeen dhan ka galbeed ee deegaanka Ceel La-helay, oo hoostagga Magaalada Ceelbuur.

Dowladda ayaa magacyada xubnahan ku ka la sheegtay Olol Cali Guuleed, Shu uke Cali Dheeg iyo Ciise Barre.

"Hawlgalka oo Habeen hore ka dhacay galb eedka Ceel La-helay waxaa lagu dilay Olol Cali Guuleed oo ahaa madaxii abaab ulka jabhada ha Khawaarijta, Shuuke Cali Dheeg iyo Ciise Barre oo iyaguna ahaa laba dembiile oo lagu daba jiray.” Ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay "Ha wlgalka oo ahaa mid si xirfadeysan loo qorshe eyay, loona fuliyay waxa uu dhabarka ka jebiy ay guud ahaan Khawa arijta, gaar ahaan kuwa ku dhuumaale ysanaya Galmudug.”

DFS ayaa u mahad celisay dadka deegaan ka, oo sida ay sheegtay gacan ka gaystay fudu deynta hawlgalka. "Waxaa ka go’an dowladda oo kaashaneysa Sh/Soomaaliyeed in la ciqa abo dhagar qabeyaasha Khawaarijta ah ee ku dhiiran falalka shacabka 7dalka lagu dhi baatey nayo, is la-markna ka dhega-adayga inay ka haran fekerka &ficilada Khawaarij ayaa lagu yiri

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in Al-shabaabkii ugu badnaa isa soo dhiibeen

Dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in tiradii ugu badneyd oo ka tirsan ko oxda Al-shabaab iney isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Agaasimaha xarunta Qaran ee ka hortaga iyo la dagaalan ka fikradaha xagj irka ah ee Tubsan Cabdullaa hi Maxamed Nuur ayaa sheegay in labadii bil ood ee lasoo dhaafay ay si aad ah u kordheen xubnaha Shabaab ee isku soo dhiibaya dowl adda.

Agaasime Cabdulllaahi Maxamed Nuur ay aa sidoo kale xusay in xubnaha Al-sha baab ka soo goostay ee isku soo dhiibay gacanta dowl adda ay tiradooda gaareyso 107 xubnood oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad.

"Xarunta Qaran ee ka hortaga iyo la-dagaal anka fikradaha xagjirka ah waxay bulshada So omaaliyeed ku wargelineysaa inay isku soo dhii been bilihii July iyo August isa soo dhiibayaal gaaraya 107 xubnood oo horay uga tirsanaa ko oxaha Khawaarijta, kana tanaasulay kamid aha anshihii kooxdaas ” ayuu yiri Cabdullaahi Ma xamed Nuur.

Wuxu sidoo kale sheegay Agaasimaha xarun ta Qaran ee ka hortaga iyo la dagaalanka fikra daha xagjirka ah ee Tubsan in xubnahaan iska soo dhiibeen meelo kala duwan oo ay ka mid yihiin deegaanada maamulada Galmudug, Hir shabelle, Koonfur galbeed iyo Jubbal and. "Dhammaan dadka isa soo dhiibay waxay mari doonaan habraaca uu qorayo xeerka isa soo dhiibayaasha ee kasoo baxay fikradaha xagjir ka ah, waxaa muuqata in bilihii lasoo dhaafay uu aad u kordhay Numberka isa soo dhiibayaa sha, weliba heerarka sar sare oo aan ula jeedo horjoogayaasha kooxda" ayuu yiri Agaasime Cabdullaahi Maxamed Nuur.

Gabaganadii Agaasimaha xarunta Qaran ee Tubsan Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ugu baaqay xubnaha ka tirsan Al-shabaab iney wali haystaan fursado ay isugu soo dhiibi karaan ga canta dowladda Soomaaliya, maadama uu fur sad cafis ah u fidiyay madaxweynaha dowlad da Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Ciidamada dowladda oo degaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamo isugu jira xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo dhowr deegaan kala wareegay Al-Shabaab ayaa gaaray deegaanka Bulacle oo u dhow deegaanka Ceel-lahelay oo isna lagala wareegay Al-Shabaab.

Ciidankaan waxaa ho ggaaminaya sara akiil ka tirsan xoogga dalka oo Jen.Aadan Laba-afle uu hoggaamin ayo iyo gu ddooomiyaha caasimadda Dhuu samar eeb Ca bdraxmaan Geedaqorow, sidoo kale waxaa Do rraad ciidanka furima ha uga dabategay Sena tor Cabdixakiin Macalin Axmed iyo guddoomiya ha gobolka Galgad uud Cilmi Cali Ganey.

Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka an ay aa Warbaahinta dowladda u sheegay inay ku jir aan howlgal saf-balaaran ah oo soca doona de egaanka Ceelgaras ilaa deg mada Ceelbuur ee bariga gobolka Galga duud.

Waxay sheegeen inay sii wadi doon aan ho wlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ilaa iyo inta laga xoreynayo guud ahaan degaannada iyo degmooyinka kuyaalla Bariga G/Galgaduud.

Dilaa 14 qof ku dhex dilay gurigiisa oo la qabtay

Booliska ayaa sheegay in dalka Rwanda la gu xiray nin la tuhunsan yahay inuu yahay dilaa kadib markii ay meydadka in ka badan 10 qof ka heleen god ku dhex-yaalla gurigiisa.

Dad deris la ah ayaa Khamiistii u she egay wakaaladda wararka AP, in Denis Kazungu oo 34 jir ah, uu ahaa nin af-gaaban.

Afhayeen u hadlay Xafiiska Dambi-baarista Rwanda (RIB), Thierry Murangira ayaa u weri yayaasha u sheegay in tuhuns anaha uu qirtay dilalka.

Booliska ayaa tuhunsan in eedeysan aha uu dadka kasoo kaxeyn jiray baararka, oo uu kee ni jiray gurigiisa ku yaa lla caasi madda Kigali.

Booliska waxay sheegeen in baaritaan uu ku socdo sababta uu ninka u dilay dadka, ayna sii dayn doonaan tirada guud ee meydadka go or dambe.

Ilo-wareed ka tirsan Xafiiska Dambi-baarista Rwanda, oo codsaday inaan la magacaabin, ayaa AFP u sheegay in tirada dhibbanayaasha ay illaa hadda yihiin 14.

Kuzungu ayaan laga heli karin jawaab, ma na cadda haddii uu leeyahay qareen.

Wargeyska dowladda ee The New Times ayaa kasoo xigtay Augustin Shyira mbere, oo guriga ka kireeyey Kuzungu, inuusan muddo bilo ah iska bixin kirada, uuna diiday in guriga la galo. Milkiilaha ayaa kadib u tegay mas’uuli yiinta dowl adda si ay u caawiyaan.

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo abaab ulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada Sh/Dhexe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hi rshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada ab aabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa Dorraad booqasho ku tagay deegaanka Guulane ee Gobolka Shab eellaha Dhexe.

Madaxweynaha oo socd aalkaan booqa shada ah ay ku wehliyeen Taliyaha Ci idanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiiin, Guddoomiye Ku Xig eenka G/Sh/Dhexe, Taliya ha Guutada 3aad Qeybta 27aad ee CXDS Taliyaha Ciidanka Booliiska Hi rshabeelle iyo Masuuliyiin kale ayaa jeedkoodu ahaa abaabul bulsho oo ka dhan ah Al-Sha baab.

Madaxweynaha oo boqolaal dadwe yne ah kula hadlayay deegaanka Guulane ayaa ku bo gaadiyay sida geesinimada leh ay ku wajaheen Al-Shabaab isagoo mark ale ugu baaqay inay usoo baxaan dhame ystirta iyo baabi’inta cad owga dhibaatada ku haya shacabka Soomaa liyeed.

Jen. Aadan Laba-Afle iyo ciidan uu hor kaca yo oo gaaray Bulacle iyo qor shaha

Ciidamo isugu jira xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo Dorraad dhowr deegaan ku weeraray Al-shabaab ayaa Dor raad gaaray deegaanka Bulacle oo u dhow deegaanka Ceel-lahelay oo isna Dorraad laga saaray Al-shabaab. Ciidankaan waxaa hoggaa minaya saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo Jeneraal Aadan La ba-Afle uu hoggaamin ayo iyo guddooomiyaha caasimadda Dhuusa mareeb Cabdiraxm aan Geedaqorow.

Sidoo kale waxaa Dorraad ciidanka furimaha uga dabate gay Senator Cabdix akiin Macalin Axmed iyo guddoom iyaha gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganey.

Saraakiisha hoggaamineysa ciidankaan ay aa Warbaahinta u sheegay inay ku jiraan how lgal saf-balaaran ah oo socon doona deegaan ka Ceelgaras ilaa degmada Ceelbuur ee bariga gobolka Galgaduud.

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaan ka ayaa guluf dagaal oo ka dhan ah Al-shaba ab ka wada qeybo ka mid ah degaanada Galm udug, kuwaasoo qabsaday degaano badan hal ka kuwo kalena ay ku sii jeedaan.

Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shaba ab oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda

Xasan Cilmi Siyaad oo ahaa horjoogihii ko oxda Al-shabaab u qaabilsanaa aruurinta lacag aha kooxda ay ugu yeerto Sakawaadka ee dee gaanka Dhoqor ee gobolka Hiiraan ayaa isku soo dhiibay ciidanka dowladda fedaraalka Soo maaliya ee ku sugan magaalada Baledweyne.

Horjooge Xasan Cilmi Si ya ad oo warbaahin ta la hadl ay ayaa sheegay inuu ko ox da ka tirsan mudo afar sano ah, islamarkaana uu haatan isaga soo baxay kooxda sababo la xariira dhib aatada ay ku ha yaan dadka Shacabka ah.

"Aniga Al-shabaab deegaanka Dhoqor ayaan u qaabilsana waligey dagaal ma galin qofna ma dhibin, kaliya kooxda ayaan u qaabilsana in dadka deegaanka ee beeraleyda ah u dhaxee yo, wixii iga tan batana ayaga ayaan u gudbin jiray" ayuu yiri Xasan Cilmi Siyaad.

Wuxuu sidoo kale sheegay in halkii sano ee la soo dhaafay inuu iskala joogay kooxda oo uu san ku qanacsaneyn la joogistooda.

"Al-shabaab qolofkeyga lee la joogay ee qal bigeyga lama joogin sanadkii u dambey, markii ay dhibateyeen dadkeyga, waxaa aniga iyo tiro kale kala hadalnay Shabaab in dadkeena ay dil een ay nagu qanciyaan sababta ay u dileen, in taas waxan sugaayay masuul wal oo inagu qan ciya wixii kooxda Hiiraan ka geysatay markaan waayay cid igu qancisana, waan isaga soo tag ay oo dadkeyga ayaan isku soo dhiibay" ayuu yiri Xasan Cilmi Siyaad.

Gabagadii horjoogahaan ayaa sidoo kale sheegay in si wanaagsan loo soo dhaweeyay, wuxuuna ugu baaqay xubnaha kale ee isaga la midka ah iney isku soo dhiibaan dowladda.

Isa soo dhiibista horjoogahaan ayaa sidoo kale imaaneysa, iyadoo saacado ka hor DFS ay shaacisay in 2dii bilood ee lasoo dhaaf ay ay isa soo dhiibeen 107 xubnood oo isugu jira horjogayal & male Eshiyaad ka tirsana kooxda


Md. Axmed Xassan Aadan oo la hadlay qaar ka mid ah hoggaamiyaasha bulshada

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo la hadlay qaar kamid ah hoggaamiya asha bulshada ayaa ku baaqay in loo istaago soo gabagabeynya iyo ciribtirka kooxaha khaw aarijta ee weli ka dagaalamaya deegaanada Galmudug.

Wasiirka oo si gaar ah u xu say doorka culumada ay aa sheegay in ma sha’iikhdu ay sabab u ahaayeen in dal ka laga xor eeyo gumeysiga shisheeye ee ku soo duulay dalka,wuxuuna in taa raaciyay in kooxaha nabad-diidka ah ay do onayaan dib u dhac iyo xasilooni darro guud oo ku habsada dalka Soo maaliya.

Wasiir Axmed Xassan Aadan ayaa caddeey ay in guusha ay ku xiran tahay in culumada iyo shacabku ay ku dhaqaaqaan la dagaalanka kooxaha khawaarijta,isagoo dhinaca kale ku taliyay in ay isdaba qabtaan kooxahaasi oo ay isu soo dhibaan ciidamada dowladda si ayuu yiri loo badbaadiyo naftooda.

Guddoomiyaha degmada Maxaas oo u gu baaqay bulshada in ay ka qayb qaa tan daga alka Khawaarijta lagu Cirib tirayo

Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii door firfircoon ay Odayaasha dhaqanka uga qaadan lahaayeen dagaalka kadhanka khawaarijta iyo sidii qaab wada ogol ah loogu wadaagi lahaa mashaariicda kala duwan ee degmada Maxaas laga fulin doono,si bulshada horumar balaaran u gaarto.

Odayaasha dhaqan degmada Maxaas ayaa uga mahadceliyay guddoomiyaha degmada Ma xaas Muumin Maxamed Xalane sida uu xilli wal bo ugu taaganyahay horumarka degmada Max aas.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Md. Muu min Maxamed Xalane ayaa Odayaa sha dhaq anka u ballan qaaday in dadaal kiisa uu laba jib aari doono,isla markaana dhismaha xaruunta maamulka iyo dhisma ha Saldhigga Boolisla Maxaas dhawaan ay bilaaban doonaan waxu una isagoo dhin aca kale xusay in hay’adaha samafalka bul shada degmada Maxaas gaar siin doonaan Raashiin Lacag bil ah iyo deeqo kale.

Dhallinyaro Soomaali ah oo laga soo musa afurinayo dalka Canada

Soomaalida ku nool Canada ayaa codsa day in dowladda Soomaaliya ay soo faragaliso, oo ay hor-istaago qorshe ay do wladda Canada ku doona yso inay dalkaasi uga masaa furiso dhallinyaro Soomali ah oo si sharci darro ah dalkaasi ku galay. Dhalliny arada ayaa la sheegay inay Ca nada kusoo gal een dokumentiyo aan sax aha yn, kuwaas oo tiradoodu ka badan tahay 150 qof.Mid kamid ah Dhalinyarada oo hadlay ay aa sheegay inay socdaan dadaalo lagu baajin ayo in dhalinyarada Soomaaliyeed laga musaa furiyo dalka Canada, hayee shee ay u baahan yihiin inay soo farageliso dowladda Somaliya.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrima ha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowl adda Soomaaliya aysan arrintaasi aaanay wax ba ka qaban karin, maadaama dadka aysan C anada ku gelin Soomaal inimo.

Waddanka Canada ayaa waxaa ku sugan Soomaali aad u farabadan, kuwaas oo si tahriib ah ku galay si ay uga helaan Nolol dhaanta tan xilligaan kajirta dalka Soomaaliya.

Falcelinta ka dhalatay hadalkii Faarax Mac allin oo loo arkay in uu ku baaqayo 'afgembi ciidan'

Faarax

Waxaa tan iyo Dorraad haystay qaybo ka mid ah baraha bulshada hadal uu soo qoray xil dhibaan Faarax Macallin oo ka tirsan baarlama anka Kenya, kaas oo uu kaga hadlayey xaalad da amni ee Sooma aliya, sidoo kalena uu farriin ugu diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaal iye ed.

Faarax ayaa qoraal koob an oo uu barta X ee hore loogu yaqaannay Twitter soo dhigay ku sheegay in ‘Ciidanka Xoog ga Dalka ee loo soo gaabiyo SNA, ay Soo maaliya ka sa mata-bixiyaan siyaasiyi inta calooshood u sha qeys tayaasha ah iyo dhagar qaba yaasha shisheeye (cadowga) inta aanu wakhtigu dhicin”

Xilhdbaankan reer Kenya ee laga soo doorto xerada qaxootiga ee Dhadh aab ay aa aad uga hadla arrimaha siyaasadda ee Soomaa liya. Cabdirashiid Xaashi oo ah fal anqeeye siy aasadeed horena u ahaa madaxii mach adka Heritage ayaa isaguna hadal u dhig naa ka falc elinta weedhahan waxa uu bar tiisa ku soo qor ay in aanu garanayn sabab ta dad ka qaar ugu baaqayaan ‘afgembi.

Falcelinta weedhaha xildhibaan Faar ax Ma callin ayaan keliya intaa ku ekayn iyada oo sida oo kale ay xildhibaanno dhig giisa ah, gaar ah aan kuwo ka tirsan baarl amaanka hadda ee Soomaaliya ay ka soo falceliyeen.

Waxaana xildhibaannadaas ka mid ah xildh ibaan Mursal Maxamed Khaliif oo isna ku soo qoray bartiisa X in ay tahay in xildhi baan Faar ax uu ku mashquulo shaqada deegaankii laga soo doortay.

"Ka Xildhibaan ahaan aniga oo fadhi ku leh [oo ka tirsan] baarlamaanka dal aan walaalo iyo jaar nahay, waxaa kuu wana agsn inaad diir ada saarto dhibaatada dad kaaga Dhadhaab, oo ka mid ah goobaha ugu horumarka yar guud ahaan Kenya.”

"Waxa uu ciidammada qaranka ugu yeedha yey inay dalka afgembiyaan, hadalku waa mal dahnaa, weliba maalmahan meelo ka mid ah galbeedka Afrika waxaa ka soc day afgembiyo, Faaraxna si cad ayuu ugu taageerayey bartiisa Twitterka. Markaa dawladdii lagu doortay sida dimuqraaddi gaa in uu yiraahdo ha la afgemb iyo, waa dambi uu ka gelayo umadda Soomaali yeed. " ayuu xildhibaan Mursal u sheegay BBC -da. Dad kale oo uu ka mid yahay Faysal Roo ble oo isaguna ah falanqeeye siyaasa deed ay aa ka mid ah dadka hadalkaas ka falceliyey.

Faarax ayaa sida oo kale isla qoraalki isaas ku eedeeyey xubno sare oo ka tirsan dawladda Soomaaliya in ay yihiin kuwo ‘ilkaha u yeelaya al Shabaab’ sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaan Mursal oo hadalkaas ka falceli yay ayaa yiri: "Eedaynta madaxweynihii qaran ka iyo Taliyihii Nabadsugidda oo labadaba ku jira jiidda dagaalka hore in cadawga ay la dagg aalamayaan ay labaduba taageerayaan oo hub siinayaan waa nasiib darro, meel ka dhac, wa ana gef weyn".

Farriinta Faarax Macallin ayaa ku soo bee gmaysa xilli madaxweynaha Soomaaliya uu ma almihii u danbeeyey ku sugnaa furimaha dag aalka ay dalwaddu kula jirto al-Shabaab ee ka socda gobollada dhexe.

Faarax ayaa hore u soo ahaa sannadihii 2007-dii ilaa iyo 2013-ka guddoomiye ku xige enkii barlamaanka Kenya.

Tan iyo intii u xilka qabtay, madaxweyne Xa san Shiikh Maxamuud, waxa uu sheegay in mu hiimadda ugu weyn ee qaranka u taallaa ay tah ay la dagaallanka al Shabaab isaga oo dhanka kalena guud ahaan dalalka deriska ah iyo shac abka Soomaaliyaba ka codsaday in la taageero dagaalkaas.

BBC Waxa ay isku deyday in ay faahfaahin ka weydiiso Xildhibaan Faarax guud ahaan ee daha uu soo jeediyey laakiin nooma suuragelin in aannu helno.

Halka sida oo kale Dawladda Federaalka Soomaaliya oo aannu la xidhiidhnay si gaar ah Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xafiiska Wafaafinta Madaxtooyaduba, ay ka gaabsa deen in ay ka falceliyaan.XIGASHO:-BBC

Golaha Ammaanka QM oo go’aan ka gaaray dhoofinta dhuxusha Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Q/M .ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duw an.

Qaraarkan cusub ayaa lagu sheegay, "in iyada oo la ogsoon yahay in xaaladda Soomaa liya ay we li khatar ku tahay ammaanka iyo nab adda caa lamka, in haddana golaha ammaanku uu si wadajir ah u ansixiyey qaraar qabyo ah oo ka had laya, in hal mar la hakiyo, cunaqabat ayn adii hore ee saarnayd si meesha looga saaro dhuxusha kaydsan.”

Qaraarkan oo tirsigiisu yahay 2696 (2023) ayaa 15-ka dal ee xubnaha ka ah golaha am maanka ee Qaramada Midoob ay waxay taage ereen in dawladda Soom aaliya ay qaado tall aabo ay si dhamayst iran meesha uga saa ra ysa dhuxusha kayd san, iyada oo raacayo cod siga ay dawlad da Soomaaliya u gudbisay go laha, bishii August 14-keedii.


BALLAARINTA XUBNAHA BRICS, AFRIKA IYO GALBEEDKA MA WAXAY U TAHAY ISKU DHEEL ITIR AWOODEED AMA IS JIIDJIID CUSUB?


Is-balaarinta degdega ah ee wadamada ku midoobay iskaashiga dhaqaalaha ee loo soo gaabsho BRICS ee kala ah Baraasiil, Ruushka, Indiya, Shiinaha, iyo Koonfur Afrika—waxay xo ojisay hadal haynta ku saabsan doorka Afrika ee nidaamka cusub ee aduunka. Taariikh aha an, Afrika oo ah meel ay ku badanta hay saa meynta reer galbeedka iyo ka’faaideysigooda kheyraadka qaaradda, ayaa xilligan waxay waj ahaysaa xaalad xasaasi ah.

Qoraalkan waxaan ku eegi doonaa bal in Qaa radda noqon doonto mid wado cusub u jeexda awoodaha is haya ee reer-galbeedka iyo BRI CS ama waxay noqon doontaa goob ay awood ahan ku dagaalamayaan oo ay siku jii-jiidaan?

Qiimaynta taariikhiga ahi waa muhiim si loo fahmo xaaladaha siyaasadeed ee ay soo mart ay qaaradda. Laga soo bilaabo dabayaaqadii qa=rnigii 19-naad, qaaraddu waxa ay bartilmaa meed u ahayd imbaradooriyadda Yurub, taasi oo si weyn u qaabaysay qaab-dhismeedka dha qan-siyaasadeed. Wadamada reer galbeedka oo ay ugu horeeyaan Maraykanka iyo quwadi hii hore ee gumaystaha sida Faransiiska iyo In giriiska, ayaa reebay saamayn aan la qiyaasi karin, iyagoo ku soo gabanaya deeqo shishee ye iyo mashaariic horumarineed.

Si ka duwan qaababkii soo jireenka ahaa ee reer galbeedku u wajaheen qaaradda Afrika, waxay u muuqataa in isbahaysiga dhaqaale ee BRICS uu la soo shir-tagayo qaab ay ka mar antahay faragelin isla markaana leh sinaan iyo horumar. Iyada oo maalgelin weyn lagu sama ynayo kaabayaasha dhaqaalaha , waxbarasha da, iyo tignoolajiyada, waddamada BRICS wax ay higsanayaan in ay la yeeshaan Afrika xiriir faa’iido leh. In Koonfur Afrika xubin ka tahay BRICS ayaa waxay qaarada Afrika siinaysaa cod miisan leh iyo fursado gaar ah taasi oo u sahlaysa qaarada in ay la jaan qaado hor umarka iyo kobaca.

Soo ifbaxa iskaashiga BRICS ayaa dhibaato ku ah wadamada reer galbeedka. Inkastoo weli reer galbeedka si buuxda gacanta ugu hayaan dibloomaasiyadda iyo dhaqaalaha qaaradda, haddana is-balaarinta BRICS waxay halis ku tahay in wax ka badasho dheelitirka awoodda. Kuwa wax naqdiya waxay tilmaamayaa in xiriir ka BRICS la mid yahay "diblomaasi yadda dab inka deynta,” gaar ahaan Shiin aha, si ay ugu doodaan in ka-qaybgalka kooxda laga yaabo inaysan u noqon Afrika deeqsinimo sida muu qata.

Cabsida ayaa ah in iyadoo laga yaabo in wa damada BRICS aysan si cad ku xirin shuruudo deeqaha iyo taageerada ay bixinayaan, in hadd ana ay si hoose u soo rogi karaan xaalado dha qaale oo wax u dhimaya madax banaanida Afr ika. Qaaradda ayaa hadda wajahaysa fursad aan horay loo arag. Dhinac, waxa jira xiriir soo jireen ahaa oo ay qaaraddu la leedahay reer ga lbeedka, oo ay ka buuxaan taariikh iyo aqoon. Dhanka kale, waxaa jira isbahaysi cusub oo lala yeesho wadamada BRICS kuwaas oo bal lan qaadaya koboc dhaqaale oo aan lagu xirin shuruudo siyaasadeed oo cad.

Waxa xaqiiq ah in wadamada Afrika aanan si siku mid ah loo la dhaqmi Karin, sababtoo ah heerka dhaqaale ee wadamada Afrika ayaa u baahan habab kala duwan. Laga bilaabo wad damada kheyraadka qaniga ku ah sida Nigeria iyo Angola ilaa xarumaha teknolojiyadda ee ko bcaya sida Kenya iyo Rwanda. Ururka BRICS wuxuu u wajahayaa Qaaradda siyaabo kala du wan, laakiin caqabaddu waxay tahay sidii lagu ogaan lahaa iskaashiga ku habboon baahiyaha horum arineed ee dalalka Afrikaan.

Balaarinta ururka dhaqaalaha ee BRICS wa xa ay siinaysaa wadamada Afr ika awood ay ugala xaajoodaan heshii syo wax tar leh ururka BRICS iyo wadamada reer galbeedka. Si kast aba ha ahaatee, waxa jirta digniin—Afrika waa inay iska ilaalisaa in ay noqoto goob ay ku har damaan quwadaha reer galbeedka iyo Ururka BRICS kuwaasi oo isku haya siyaasad iyo aw ood. Waa in si taxadar leh loo abuuraa Iskaashi istiraatijiyadeed, iyadoo la kala soocayo dana ha qaranka iyo faa’iidada mustaqbalka fog.

Dhinaca kale, balaarinta lama filaanka ah ee ururkan iyo oggolaanshaha lixda xubnood ee cusub ee Sucuudiga, Iran, Itoobiya, Masar, Arj antiin iyo Imaaraadka Carabta, ayaa laga yaa baa inay saamayn ballaaran yeelato, siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaanba. Mid ka mid ah su’aalaha ugu xiisaha badan ee ka dhashay ba llaarintan ayaa ah in qaabka ururka BRICS wax u wajahayo ee ku salaysan iskaashiga hurum arinta dhaqaalaha laga yaabo in uu xal u noqdo khilaafaadka muddada dheer soo jiitam ayay ee xubnaha cusub, sida muranka wabiga Niil ee Masar iyo Itoobiya.

Marka la eego sida ururkan diiradda u sa arayo kobaca dhaqaalaha iyo maalgashiga, BRICS waxay horumarin kartaa xalal iskaashi oo faa’iido u leh labada waddan. Xaaladani wa xay tijaabo u noqon kartaa awoodda ururka ee kobcinta diblomaasiyadda dhaqaale ee xubnah eeda.

Doorka Shiinaha ee dhexdhexaadinta Sucuu diga iyo Iran ayaa bixinaya aragti wanaagsan oo ku aadan sida BRICS ay u wajahdo xallinta khilaafaadka. Xiisaddii soo jireenka ahayd ee u dhaxaysay Riyadh iyo Tehraan ayaa xoogaa hoos u dhacday, waxaana mahadaasi leh Shii naha oo adeegsaday aragtiyo istiraatijiyadeed iyo dano dhaqaale oo isugu jira.

Ugu dambeyntii waxa muuqata in Afrika iyo saaxibadda cusub eek u biiraya BRICS ay haa tan haystaan fursado aan horay loo arag oo ay dib ugu qeexi karaan mustaqbalkooda. Waa dh eeli tirnaan aan sugnayn, balse rajo leh oo u ba ahan dhaq-dhaqaaq dublamaasiyadeed oo huf an. Mar walba oo danaha leeyahay ay kordha an, waxa sidoo kale sara u kacasuurtagaln im ada isbeddelka ee Afrika iyo guud ahaan bul shada caalamka.

W/Q: Dr Maxamed Cismaan

Gen. Al-Burhan oo ka degay Magaalada Dooxa lana kulmay Amiirka Qatar

Madaxa Golaha haya Talada dalka Sudan,ahna Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalk aasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan iyo Wa fdi uu hogaaminayo ayaa waxay Booqasho Hawleed uga bilaabantay dalka Qatar

. Al-Burhanayaa waxaa Garoonka Doha (مطار الدوحة) ku soo dhaweeyey Wasiiru-Dowlaha Arr imaha Dibedda ee dalka Qatar, Maxamed Bin C/ Casiis iyo Danjir aha Qatar u jooga Sudan, Ambassador Maxamed Bin Ibraahim.

Warbaahinta ayaa sheegtay inuu Al-Burhan la kulmay Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani, iya goo ka wada hadlay Xiriirka labada Wad dan iyo xal-u-helista Colaada Sudan oo ay ku dhinteen Ku-dhawaad 5,000 oo qof, halka ay 4.8 milyan oo kalena noqdeen kuwo ku barakacay gudaha dalkooda iyo kuwo u qaxay dalalka deriska la ah Sudan, oo ay ka mid yihiin Masar, Chad iyo Eth iopia.

Dowladda Qatar ayaa waxay dadaal ugu jirt aa sidii ay u wada hadli lahaayeen Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan iyo Taliyaha Cii ddanka Gurmadka Degdega ee RSF, Jeneral Maxamed Xamdaan Daglo.

Qodobo laga soo saaray Shirka Isbedel ka Cimilada oo la soo gaba gabeeyay

Shirka cimilada ee Afrika ayaa lagu soo geb agebeeyey dalka Kenya, halkaas oo hoggaami yayaasha Afrika ay ugu baaqeen beesha caalamku inay qaadaan tallaaboo yin degdeg ah oo hoos loogu dhigayo, qiiqa hawada lagu sii daayo, isla markaana xil la iska saaro in la fuliyo waajiyaadka iyo ballamaha maaliyadeed ee lagula dagaal amayo isbedelada cimilada.

Shirka Isbedelka cimilada ayaa wax aa Soomaaliya uga qayb galay Wafdi uu Hogaamaiyo Ra’Iisal Wasaare ku xugee nka Xukuumdda Soomaaliya Saalax Axm ed Jaamac oo khu dbad halkaas ka jeedi yay .

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto oo ku hadlayey afka madaxda Afrikaa nka ah ee shirkan ka soo qaybgashay ayaa sheegay, in heshiiska la isku raacay ee ka soo baxay shir kani inuu muujinayo sida ay dalalka Afrika uga go’an tahay inay gacan ka geystaan xallinta dhi baatooyinka ka dhasha isbedellada cimilada.

Shirkan ayaa Nairobi ka furmay maalini ma dii Isniinta, iyada oo la soo gebage beeyey maa linimadii Arbacada, waxaana diiradda lagu sa aray korodhka cagaarayn ta ee Afrika, in la he lo ilo dhaqaale oo lagu taageeri karo tallaaboo yinka wax lagaga qabanayo sababaha keena isbedelada cim ilada, kuwaas oo saamayn ku yeeshay shucuubka qaaradda Afrika oo gaa dhaya illaa 1.3 billion oo qof.

Hoggaamiyayaasha Afrika ayaa hoosta ka xariiqay, inay ka go’an tahay inay sam eeyaan ama hirgeliyaan, siyaasado iyo xe erar soo jii dan kara maalgashiga gudaha, kuwa gobolka iyo kuwa caalamkaba, si kor loogu qaado horu mar dhaqaale oo la jaan qaadaya deegaan


WAA MAXAY SAAMAYNTA KA DHALAN KARTA MUSALLAFIDDA MAGAALADA LABAAD EE UGU WEYN UK

M/ 2ad ee ugu weyn Boqortooyada Ingiriiska – Birmingham, ayaa ku dhawaaqday in ay musallaf tay oo ay kacday. Haddii si kale loo dhigo, maga aladu waxay ku guul darraysatay in ay iska bixiso kharashaadka ku baxaya hawlaha ay dadwe ynaha u qabato.

Warkan ayaa naxdin ku noqday dadka, wuxuuna qof waliba bilaabay inuu ka walwalo am aba uu weydiiyo su’ aalo ku saabsan sid a ay u saameynayso adeegyada ay mag aaladu u fidin jirtay, balse marka hore aan eegno si da ay magaaladu u kacday. qarashka ay bixiso magaaladu ayaa wuxuu ka sare maray dakhliga soo gala, balse xaaladda dhaqaale ee hadda ma gaaladu ku sugan tahay ayaa ka dhalatay dhibaat oyin soo socday muddo dhowr iyo toban sano ah.

Bishii afraad ee sannadkii 2010, shan kun oo shaqaalaha golaha degaanka ah oo u badnaa du mar ayaa magaalada kaga guulaystay dacwado la xiriiray mushaharka oo aan sinnaan loo bixin.

John Cotton Qoraalka sawirka,

Madaxa Golaha John Cotton wuxuu sheegay in la ilaalin do ono adeegyada loo fidiyo dad ka nugul Waxa la maqlay in shaqaaliha ay ka midka yihiin kaaliyeyaasha, Ma callimiinta iyo shaqaalaha cuntada, aysan helin gunnooyinka la siin jiray shaqaalaha qabta shaq ooyinka ay raggu u badan yihiin, sida kuwa qa shinka qaada iyo nadiifiyeyaasha waddooyinka.

Tan iyo markaas, goluhu wuxuu bixiyey kharash gaaraya £1.1 bilyan oo gini oo u dhiganta $1.3 bil yan oo doolarka Mara ykanka ah, taas oo dham maan kaga baxd ay cabashooyinka sinnaan la’ aanta Musha harka waxaana hadda lagu leeyah ay £760 milyan oo gini oo looga guuleystay dacw ado sinnaan la’aan musha harka ah. Wax aa in taa dheer in tani ay sare usii kacayso £14 milyan oo gini bil walba.

Hadaysan intaas musallaf ugu filnayn, waxay magaaladu wajahday dhibaato kale oo uga timid nidaam teknoolaji oo ay la wareegtay kaas oo la filayey inay ku baxdo £19 milyan oo gini balse ku kici doona £100 milyan oo gini marka la rakibo.

Hoggaanka goluhu waxa uu tilmaamay culaysyo kale oo saaran miisaaniyadiisa sida: korodhka ba ahida daryeelka bulshada ee dadka waaweyn, ho os u dhaca dakhliga ganacsiga, saamaynta sicir bararka iyo dhimista maalgelinta dawladda hoose.

Xarunta golaha Qoraalka sawirka,

Golaha magaalada Birmingham wuxuu sheegay in la joojin doono dhamaan kharash aad ka cusub mar ka laga reebo kuwa aasaas iga ahUgu horeyn waxay dadku la kulmeen niyad jab ku aaddan hubanti la’aanta ah dhibaatooyinka rasmiga ah ee ka dhalan kara iyo waxa ay ka dhigan tahay in ay magaaladu ka cday. Golaha deegaanka oo isku dayaya inaysan dadka didin ayaa wajahaya su’aalo badan oo lagu dalbanayo inay faahfaahiyaan adeegyada joogs an doona.olaha deegaanku wuxuu bulshada mag aalada u fidiyaa adeegyo aasaasi ah oo had dii ay meesha ka baxaan ay ka dhigan tahay in golihiina meesha ka baxay. Adeegyadan waxa lagu sheeg ay in lagu qasban yahay inay sii shaqeeyaan,wax aana ka mid ah: Adeegyada waxbarashada

Ilaalinta carruurta iyo daryeelka, bulshada, Dary eelka bulshada ee dadka waaweyn, Ururinta qash inka/xashiishka, Qorshaynta iyo adeegyada guri yeynta.Dayactirka waddooyinka (ma aha waddoo yinka waaweyn ama inta badan waddooyinka hee rka A) Adeegyada maktabadaha QashinQoraal ka sawirka, Waxaa la qiyaasayaa in la dhimi doono inta jeer ee qashinka laga qaado xa afa daha Laakin waxa ay la macno tahay in ay u badan tahay in la dhimo adeegyada kale kuwaas oo goluhu u arko in ay yihiin "wax a an aasaasi ahayn". Wali ma cadda waxa ay yihiin.

Adeegyada wajahi kara dhimista miisaa niyado oda waxaa ka mid ah nadiifinta waddooyinka, be eraha nasashada iyo dayactirka, adeegyada dalxi iska, adeeg yada carruurta ee aan oo hoos imaan ayn daryeelka bulshada, maktabadaha iyo xitaa in ta jeer ee qashinkaaga laga qaado xaafada oo la dhimo karo.

Geoff Winterbottom, madaxa cilmi-baarista iyo siyaasadda ee Sigoma, oo matalaya 47 maamul magaalooyinka England, ayaa sheegay in goluhu sidoo kale kor u qaadi karo canshuurta si uu wax uga qabto dhibaatooyinkiisa dhaqaale.

Hadda golayaashu waxay ku kordhin karaan oo kaliya canshuurta maxalliga ah ugu badnaan 5 boqolkiiba iyada oo aan afti loo qaadin. Si kast aba ha ahaatee, halista dhaqaale awgeed, Geoff wuxuu sheegay in goluhu ka codsan karo dawlad da inay u ogolaato inay sare u qaadaan canshuur ta wax ka badan boqolkiiba 5 iyada oo aan la ma rin afti dadweyne.

Garoon BC-da ayaa waydiisay golaha deegaan ka Bir mingham haddii ay hayaan xog dheeraad ah oo ku saabsan adeeg yada la dhimi karo ama la joojin ka ro....waxa ay si fu dud mar kale ugu celiyeee n in ogey siisku saameyna yo dha mmaan kharashaadka cusub, marka laga reebo il aalinta dadka nugul iyo adeegyada shar ciga ah oo si degdeg ah loo joojinayo.

”Adeegayada muhiimka ah ee ay dalwddu bixin jirtay wax sameyn ah ku yeelan mayso, sida da ryeelka bulshada oo kale,” ayuu yiri Maxamed Aw Yussuf Xuseen oo ah xubin ka tirsan shaqaalaha golaha deegaanka ee magaalada Birmingham oo ay BBC-du waraysatay.

”Waa laga yaabaa meelha qaar in la eego gol aha gudihiisa meelaha shaqa dhimista lagu sam ayn karo iyo adeegyada kale ee aan muhiimka aad u ahayn lacagayowgii lasiin jiray oo kale ayaa laga yaabaa inay saamayso.” Ayuu sii raaciyey Maxamed.

Dhacdooyinka caanka ah, sida Suuqa Kirisma ska ee sanadlaha ah, waxay noqon karaan kuwo halis ku jira maadaama goluhu uu eegayo inuu dheellitiro buuggiisa.

Waxaa sidoo kale su’aalo la iska weydiinayaa tartanka qaramada Yurub ee sannadka 2026, kaa soo lagu wado in lagu qabto magaalada Birmin gham iyo waxa laga yeelayo.

Golaha magaalada Birmingham ayaa qaylo dhaan u dirsaday dowladda dhexe iyaga oo raac aya xeer loogu tala galay dhadadan oo kale si ays an u joogsan adeegyada ay magaaladu u fidiso dadkeeda, waxaana la filayaa inay dowladda dhe xe kabitaan u samayso XIGASHO:-BBC

Nin dil iyo dhaawac u geestay labo wiil uu Abti u ahaa iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa Dorraad xaafada Kooshin ee magaa

lada Baladweyne ee xarunta gob olka Hiiraan ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin hubeysan uu halkaasi dil iyo dhaawac ugu geestay labo wiil uu abti u ahaa.

Ninka hubeysan ayaa la sheegay in uu tagay guri ay degnaayeen wiilasha uu abtiga u ahaa oo kutaalla xero barakac, waxa uuna halkaasi ku dilay mid kamid ah wiilasha ,halka mid kalana uu dhaawac u geestay.

Aabaha dhalay wiilasha midna la dilay midna la dhaawacay ayaa warbaahinta u sheegay in Dorraad soo weeraray nin abti u ahaa wiilashiisa, waxa uuna xusay in ninkaasi wiilashiisa u dilay lax jeclo sida uu tilmaamay.

Waxa uu sheegay abaahan in wiilkiisa la dilay isaga oo ku dhawaaqayay abti ha i dilin, waxa uuna laamaha ammaanka ka codsaday in lasoo qabto ninka dilka geestay lana horgeeyo caddaaladda si uu gacantiisa isna ugu tuugto gacan-ku-dhiiglaha.

Dilkan Dorraad ka dhacay magaalada Baledweyne ayaa noqday mid aad uga argagaxeen dadkii maqlay, waxa ayna dadka siyaabo kala duwan uga hadlayaan dilkan abtiga u geestay wiilashiisa iyo sababta keentay.

Kuuriyada Woqooyi oo soo bandhigtay gujisy ada ku howlgala hubka Niyuklerka

Kuuriyada Woqooyi ayaa ku dhawaaq day in ay furtay bog cusub oo ku aadan weerarada xirfadey san ee loo adeegsado maraakiibta ku howlgala hubka Niyuklerka ah ee ku socda biyaha hoost ooda.

Qorshahaan oo ka yi mid hoggaamiy aha dal kaasi Kim Jong Un ayaa qeyb ka ah dadaal lagu hormarinaayo ciidamada badda si ay uga hortagaan waxa lagu tilma amay Mareykanka iyo xulafadiisa Aasiya.

Wakaaladda ararka Dhexe ee Kuuriya (KCNA) ay aa sheegtay in farsameynta gujiska No 841 ee la gu magacaabo Hero Kim Kun uu awood u leey ahay in uu badda hoosteeda ka tuuro gantaalada hubka niyuklerka ah.

Ma cadda tirada gantaallada uu mark abkani qaadi karo oo uu ridi karo, balse markii la falan qeeyay sawirrada warbaa hinta dawladda qaar ka mid ah khubarada ayaa soo jeediyay in ay awo odaan isti cmaalka illa 10 ka mid ah hubka Puk gok song-3 ee Kuuriyada Waqooy.

Sidoo kale, ma cadda in gantaallada rid dada dheer ee Kuuriyada Waqooyi ay hag itaan wanaa gsan u leeyihiin inay ku degaan bartilmaameedyo gaar ah.

DAADAD KHASAARE SABABAY OO KU SOO ROGM ADAY DALALKA BULGARIA, TURKEY IYO GARIIGA .

Daadad ka dhashay roobab xooggan ayaa sab abay dhimashada ugu yaraan 10 qof oo ku kala nool dalalka Bulgaria, Turkey iyo Gariiga

Bulgaariya, Muuqaalo laga soo duubay aagga Tsarevo ayaa muujinaya daadad si xawli ah u socda oo qaaday baabuurta.

Mas’uuliyiinta degaankas ku sugan ayaa shee gay in labo nin iyo haweeney ay dhinteen – haw eeneyda ayaa la sheegay in daadadka ay badda kudareen meydke eda Mid ka mid ah ragga dhint ay ayaa ka shaqaynayay guriga hooyo iyo gab adh eeda oo weli la la’yahay, sida ay sheegeen Bulgarian. Dawladaaha Turkiga , Bulgaria, iyo Gariiga ay aa wada dadaalo lagu sanata bixinayo daadka ku go’doonsan goobaha daadadka ay ku soo rogmadeen ee dalalkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip