Sheekadii Xiisaha Badneyd Jaamac Vs Jimcaale (hayeey hoobiyaha).

0
Saturday June 25, 2016 - 12:56:04 in Maqaallo by
  • Visits: 1064
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekadii Xiisaha Badneyd Jaamac Vs Jimcaale (hayeey hoobiyaha).

    JAAMAC:-Jimcaaloow hayeey hoobiyaha. JIMCAALE:-maxaad maqashay anigu waa nabad qabaaye. JAAMAC:-mamaqal miyaa wixii xalay laysku hurgufaayay?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

JAAMAC:-Jimcaaloow hayeey hoobiyaha. JIMCAALE:-maxaad maqashay anigu waa nabad qabaaye. JAAMAC:-mamaqal miyaa wixii xalay laysku hurgufaayay?.

JIMCAALE:- Waxaasi dheemish ayey ahaayeene maxaad Baydhabo war ka haysaa?!!!.

JAAMAC:-Nikkii dheemish ridaa mid runahna waa ridi karaa Baydhabana waa (DHICISTAY).
JIMCAALE:-xaad kawaddaa waa dhicistay?.
JAAMACA:-waxaan maqaay in alif macalin tiray laga dhiay Gudigii Wasiirada u badnaa ee Duqu magacaabay ,Xamarna Laba xubnood lasiyay Qowmiyadda Reer Xamarka oo laysku haysto cidda loo lajeedo maadama Xamar dad badan k dhexeeyo.


hiddo

JIMCAALE:-waa quursi horleh Xamar laba xubnood halasiiyo Kismaanyana ha xaabsato waa wixii LA eeday,mana ahayn dooddu Reer wax halasiiyo ee waxay ahayd Gobalka Banaadir wax halasiiyo .
JAAMAC:-waatahaye muxuu salka Ku hayaa Dagaalka laba Cabdi Ku dhexmaraaya( Carmo )
JIMCAALE:wax kale ma aha ee waa mirihii in badan LA beeraayay oo soo dhashay.
JAAMAC:-Waa ciyaar ninba cayn utumaayo ee maxaa keenay in labedelo wasiirada haweenka ah ee wakhtigaan gabaabsiga ah.
JIMCAALE:-waxaa faraha looga halleynayaa kuwa lamagacaabay oo aqbalay in lasoogeliyo ciyaarta oo ay ka dhimantahay bil iyo bar.
JAAMAC:-waa cajiib ee mamaqashay in ingiriisku kabaxay midowga Yurub..
JIMCAALE:-waa fursad aad u fiican oo kudayasho mudan waxaana soo dhawaaday Burburka Yurub Dadka kalena tusaale ayay utahay sida Gobalka banaadir oo laga yaabo in uu kabaxo (MIDOWGA FEDARAALKA SOOMAALIYA)
Waxaa Qorey:
C/laahi M. Cumar (Mucjis



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip