
HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 7-DA SEPTEMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Aadan yabaal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Ma xamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta dalka ayaa soo ga aray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Madaxweyne Xas an Sheekh ay aa mudda da uu joogo Aadan-yaba al kala hadlaya sara akiisha ciidamada qara nka, kuwa difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deeg aanka, sidii ay u laban-laabi lahaayeen door kooda dagaalka ka dhanka argagixisada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Ma xamuud oo muddo ka baadan bil ku howlan abaabulka iyo dardar-galinta hawlgallada dal ka looga sifeynayo nabad-diidka Al-shabaab ayaa hoosta ka xariiqay in dagaalka ka dhan ka ah argagixisada uu socon doono inta laga ciribtirayo dalkeenna.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafd igiisa waxaa kusoo dhaweeyay degmada Aa dan-yabaal, Madaxweynaha dowlad-gobole edka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen, Taliyaha ciidamada Xoogga dalka soomaaliyeed Sarreeye guuto Ibraahim She ekh Muxyidiin iyo saraakiil kale.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Tal iyaha ciidanka qalabka sida ee Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamh uuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Ta liyaha ciidanka qalabka sida ee Qatar, Sal em bin Hamad Al Nabit, oo ay ka wada hadl een iskaashiga dhinaca amniga iyo dagaalka Khawaariijta.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay guullo waaweyn ka gaartay dagaalka ay ku ciribtireyso Khawaar iijta, isagoo uga mahadceliyay dowladda Qat ar doorka joogtada ee ay ka qaadato dib u dhiska ciidamadeena.
Taliyaha ayaa dhankiisa ku ammaanay do wladda Soomaaliya guulaha wax ku oolka ah ee ay ka gaartay dagaalka Khawaariijta isa ga oo ballanqaaday inay sii wadi doonaan taageerada iyo wadashaqeynta ay leeyihiin hey’adaha amniga Soomaaliya.
Villa Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Heshiiska Xasan Sheekh Iyo Xawaadle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max amuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odaya asha dhaqanka ayaa isku afgartay in loo mid oobo dagaalka lagu ciribtirayo Khaw aar ijta
Madaxweynaha oo bulshada gobolka Hiiraan ku bogaadiy ay do orkooda wanaag san ee la dag aalanka Kha waarijta ayaa tilmaamay in Soomaaliya lee dahay hal cadow oo caqabad ku ah jiritaanka iyo horumarinta dalka, loona baahanyahay in laga gudbo kala aragti-duwanaashaha wiiq aya midnimada umma dda si guulo macno leh looga gaaro halga nka dib u xoreynta dal ka.
Dhankooda, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee Madaxweynaha la kulmay ayaa soo soo jeediyay talooyin iyo ar agtiyo ku aaddan dagaalka Khawaarijta, iya ga oo ballan qaaday in ay qaadandoon aan doorkooda halganka dalka lagu xoreynayo.
RW Xamse & Madaxweynihii hore ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Doha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamh uuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mud ane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho ras mi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo .
Ra’iisul Wasaare Xam se iyo Madax wey nihii hore Farmaajo ayaa iska xog-war ey stay xaaladda guud ee dalka iyo guul aha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah al-shabaab
Ra’iisul Wasaaraha ayaa adkeeyey door ka kaga aaddan shacabka iyo Madaxda Soo maaliyeed garab istaagga ciidamada ku howlan xoreynta dalka.
Dhankiisa, Madaxweynihii hore ee dal ka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaa jo ayaa uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaa raha iyo wafdigiisa booqashada iyo salaant a ay ugu tageen, waxa uuna u rajeeyey do wladni mada iyo shacabka Soomaaliyeed horumar iyo midnimo.
Qaar ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka oo la kulmay taliyaha ciidan ka Booliska Soomaaliyeed
Guddiga gaarka ah arrimaha Xabsiga dhaxe ee Xamar waxay kulan kula yeesh een xaru unta Guddo onka iyo Guddiy ada ee Villa Ha rgeysa Taliy aha Ciidanka Boli iska Sooma aliyeed, Sare eye Guuto; Sulub Axm ed firin, oo ay wehelina yaan Saraakiil ka tirs an Cii dan Boliiska, kulan kaan oo uu shir Gu ddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Xil Gen; Bashiir America.
Kulanka waxa uu daba socday kulamo hore oo looga hadlayay arrimaha Xabsiy ada dalka maadaama saldhigyada kamid yihiin meelaha ugu horreeyo soo qaba shada eed aysanayaasha ay kasoo billaab ato eedahooda. inta uu kulanka socday waxa su’aalo lagu weydiiyay saraashiisha Ciidama da Boliiska Oo hoggaaminayay Taliye Boolis ka Gen Sulub, si gaar ah hoggaanka Baari sta iyo Dembiyada CID ayaa warbixin laga ga dhagaystay, taas oo ku saabsan sida ay u maareeyaan eedeysanayaasha ay kiisas kooda gacanta ku hayaan.
Ciidamada xoogga dalka oo degaano hor leh kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka Soomaali yeed oo kaashanaya kuwa degaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda ayaa waxaa ay how lgallo xoogan ka bilaabene dega ano katirsan Gobolka Galgaduud, iyaga oo la wareegay degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.
Ciidamada oo ka baxay degaanka Sinadhaqo ayaa dagaal kooban kula galay Al-Shabaab degaanka labi-dule oo oo kamida degaanada ho ostaga Magaa lada Dhusamreeb ee Caasi mada Galmudug.
Saraakiisha howlgalka hoggaamine ysa ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa inay ka warheleen in Xubno katirsan Al-Sha baba ay isku aruurs anayeen dega anka labi-dulle si ay weeraro u geyst aan balse ay Cii damadu ka hortageen.
Sidoo kale waxaa ay sheegeen in aysan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay dagaal kooban oo Ciidamada xogga dalka iyo kuwa degaanka oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka ay la wareegeen.
Waxaa ay sidoo kale sheegeen inay sii wadi doonaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ilaa ay Ciidamadu ka gaarayaan degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud iyo degaannada hoostaga.
Dhinaca kale Ciidamada xooga dalkaayaa qarxiyay Miinooyin Al-Shabaabku Aas een Dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Magaal ooyinka Dhuusmareeb iyo Ceelbuur, si ay d adka Wadadaas ku socdaalaya ay ku dhibaa teeyaan. Wararka kale ee naga so gaaraya Gob olka Galgaduud ayaa waxaa ay sheeg ayaan in Ciidamada xoogga dalka oo kaa shanaya kuwa degaanka ay dhaq dhaqaaq yo ciidan ka wadaan wadada u dhaxeeysa Magaalada Dhuusamareeb iyo degmada Ceelbuur, halk aas oo la geeyay Ciidamo far abadan oo loo qorsheeyay inay dib ula war eegaan degmada Ceelbuur ee G/Galgaduud.
Axmed Madoobe oo kulan sagootin ah la yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidanka ATMIS
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubb aland Axmed Maxamed Islaam Axmed Mado obe ayaa xarunta ma daxtooyada magaaa da Kismaayo kulan sagootin ah kula qaa tay saraakiisha Ciidanka ATMIS qayb 6-aad.
Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Ciidanka ATMIS qeybta 6–aad shaqadii wan aagsaneyd ee ay qabteen intii ay joogeen deegaanada Jubaland.
Kaalintii ay ka qaateen la dagaalanka da gaalamayaasha Al-Shabaab iyo keenidda xoggahooda ayaa lagu guddoonsiiyey shah aado sharaf uu ugu tala galay Madaxwey n aha Jubaland.
Ciidanka ATMIS qeybtooda 6-aad ee ka howlgalayey Jubaland ayaa soo gaba gabo obay shaqooyinkoodii aheyd la dagaalanka Shabaab, taas oo qayb ka ah qorshaha guud ee lagu dhimayo ciidanka ATMIS ee jooga Soomaaliya.
R/wasaare Xamse oo la kulmay agaasimaha guud ee sanduuqa horuma rinta Qatar
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuu riyadda federaalka Soomaaliya mudane Xam sa Cabdi Barre ayaa Shalay kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Sanduuqa hor uma rinta Qatar, Khalifa bin Jassem Al-Ku wari, oo ay ka wada hadleen dardar gal inta mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Qatar ay ku taageerto Soom aaliya.
Agaasimaha ayaa Ra’iisul wasaaraha la wadaagay sida uu Sanduuqu uga go’an ta hay kordhinta mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan guud ahaa Soomaaliya, iya doo la waafajinayo barnaamijyadda hortabin ta u leh Xukuumadda #DanQaran.
Khilaaf ka dhex-qarxay Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa – Labo arrin oo la isku hayo?
Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay Ma da xweynaha GalMudug Axmed Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, kadib markii Mada xweyne ku xigeenku uu mar kale xil ka qaa dis ku sameeyey wasiirka arrimaha gudaha
Qoor Qoor ay aa soo saaray qor aal uu ku laalay xilka qaadis uu Cali Ciid ku sam eeyey was iir Cabdi Waayeel, waana markii labaad oo Madaxweyne ku xigeenku uu si bareer ah xilka uga qaaday wasiirkaas.
Sidoo kale Qoor Qoor ayaa qoraalkaan ku diiday xil ka qaadis golaha deegaanka deg mada Caabudwaaq ay todobaadkii ho re ku sameeyeen guddoomiyihii degmad aas. Cali Ciid ayaa Wasiir Cabdi Waayeel ku eedeeyey inuu xagal-daacinayo dagaalka Al-Shabaab, shaqo gudasho la’aan iyo farogelin uu ku haayo golayaasha deegaa nka ee degmooyinka Galmudug.
Qoraal ka soo baxay xafiiska Qoor Qoor ayaa lagu yiri, "Madaxweynaha Dowl adda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa buriyay waraaqda kasoo baxday Mada xweyne ku-xigeenka Galmud ug ee shaqada looga joojiyay Wasiirka Arr imaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Dowladda Galmudug mudane, Cabdi Maxamed Jaam ac (Waayeel).”
Sidoo kale Qoor Qoor ayaa qoraalkiisa ku sheegay in awood uusan laheyn uu isti cma alayo Cali Ciid, taasina aysan ka soca neyn Galmudug, sida loo dhigay warkaan.
WAA KUMA WIILKA UU DHALAY MADAX WEYN AHA EE KALA SOO MUUQDAY FURINTA DAGAAL KA?
Cabdifitaax Xasan Sheikh
XIGASHADA SAWIRKA,VILLA SOOMAALIYA
Baraha bulshada ee Soomaalida ayaa si weyn loogu shaaciyay sawir wiil dhallin yaro ah oo albaabka gaariga ka furayo madax weynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamu ud iyadoo aragtiyo kala duwan laga bixinayo.
Sawirka ayaa la she egay in uu yahay wiil uu dhalay madax weya ha laguna mag acaabo Cabdifitaax Xasan She ekh Maxam uud.
Wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaa fin ta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf al-Caddaalada oo aan qadka taleefanka kula xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in qofka la so cda madaxweynaha uu yahay wiilka uu dhalay.
Haddaba waa kuma Cabdifitaax?
Wiilka uu dhalay madaxweyne Xasan She ikh Maxamuud ayaa xogta ilaa iyo haa tan aan ka heleyno waxa ay muujineysaa in hore uu ugu noolaa dalka Turkiga halk aas oo uu ka shaqeynayay mid k amid ah xawaalada Soomaalida.
Dad badan ayaa is weydiinaya in Ca bd ifitaax uu yahay askari ka tirsan ciida mada dowladda maadaama uu soo muuqday isaga oo ku lab isan direyska ciidamada dowladda, wararka aan ka heleyno xogta la xiriirta wiilka madax weynaha ayaa sheegeysa in uusan ahayn askari ka tirsan dowladda balse haatan uu ku soo laabtay dalka si uu u garab istaago mad axweyn aha Soomaaliya ahna aabbihiis Xa san Sheikh Maxamuud oo haatan ku sugan deegaanka Adan Yabaal ee gobolka Shab eellaha Dhexe oo uu ka socdo gebo gab ada wajiga koowaad ee dagaalka lagula jiro al-Shabaab. Cabdifitaax Xasan Sheikh
XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK Masax baa in xubno ka tirsan qoyska madaxweynaha ay ka mid noqdaan ilaa lada gaarka ah? Cabdifitaax Xasan Sheikh ay aa sawi rrada la baahiyay waxa ay muujinay aan isaga oo albaabka gaariga ka furaya madaxweynaha, waxaase xusid mudan in uus an kamid ahayn ciidamada dowladda am aba uusan heysan tababar ciidan taasi oo loo qaadan karo in khaladaad uu ku yimaa do habka ilaalinta amniga madaxweyna ha xilli uu ku sugan yahay furimaha dagaal ka.
Axmed Kaboole oo ku takhasusay arrim aha amniga kana fallooda oo BBC-da la ha dlay ayaa yiri, "Amniga madaxweynaha waa arrin khaas ah oo loo xil saaray dad heysta tababar khaas ah, waa dad la hub iyay nol oshoodii hore, waa dad la hubiyay caafi maadkooda iyo sidoo kale in ay ka madax ba nnaan yihiin kooxo ama shaqa ale ka tirsan xafiiska madaxweynaha si loo aamino madax weynuhuna isugu halleyn karo sababtoo ah waa dadka ugu dhow ee noloshiisa ilaalinaya ilaahay ka sokoow”
Kaboole sii faah faahinaya baratakool ah aan in madaxweynuhu uu ilaalin karo wiilk iisa oo aan kamid ahayn ciidamada gaarka ah ee u tababaran ayaa yiri, "qof aan kamid ahayn ciidamadaas in lagu aa mino waxa ay u baahantahay nidaam gaar ah, haddii ay jirto baahi waa loo qaadan ka raa, haddii loo eego dalalka caalamka, madaxweynaha Tur kia waxaa ilaaliya wiilkiisa oo waliba uu uga kalsooni badan yahay ciidamada kale, wax dhib ah kuma laha in madaxweynuhu uu ilaa liyo wiilkiisa, waxa uuna kamid yahay dadka ugu dhow ee madxweynuhu uu amnigiisa ku aamini karo”.
Madaxweynaha oo ka hadlaya wararka la xiriira amnigiisa xilli uu la hadlayay cutu byo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa yiri, "Sida an oo kale ayaan idiin garab taa ganahay kaligiin dagaal idiinma direyno oo waan idinla soconnaa, xafiisyo qaboojiye yaal leh intaan fariisanno kaligiin idinsoo diri meyno, maalin walba inta la’idiin shee go oo kale ayaa la ii sheegaa, baabuur qar ax ah ayaa jidka ku ugu jiro, waa lagu sum eyn rabaa, diyaarad aha helicopter-ka ee aad saarantahay waa la soo ridaa, ha isku bixin, ha yeelin, farriintii ugu dambeysay ee Habeen hore la iisoo di ray haddaad aragtaan wa ad yaabeysaan, waxaan aaminsanahay in aysan shabaab i dili karin, Ilaahay ayaa Qur’aankiisa ku shee gay cidna saacadd iisa saacad looguma dar ayo”.
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamu ud oo haatan soo muuqday isaga oo uu garab taaganahay wiilkiisa ayaa dadka qa ar waxa ay rumeysanyihiin in ay jirto cabsi dhinaca amnigiisa ah. Axmed Kaboole oo arrintaasi markale ka hadlaya ayaa yiri "Ma daxwenuhu waxa uu ku suganyahay furin dagaal, waxaa ku sugan ciidamo kala duw an, in si gaar ah looga war qabo amniga madaxweynaha, ama wiilkiisa ha noqdo ama cid kale oo uu ku kalsoonyahay ha noqoto muhiimaddu waxa ay tahay qanaa cadiisa”. EEG BOGGA 4AAD
KAYIMID BOOGA3AAD
WAA KUMA WIILKA UU DHALAY MADAX WEYN AHA EE KALA SOO MUUQDAY FURINTA DAGAAL KA?
Waxa uu sii raaciyay, "madaxweynuhu in uu wiilkiisa kamid noqdo garabkiisa oo la taa gnaado qaabka ammaanka ama dow la dni mada wax ceeb ah kuma aha, xitaa lagu ma soo qaadi karo lagumana darin qay baha mu suq maasuqa ee sharciyada caal amiga ah”.
Qoyska madaxweynaha iyo hadal heynta ka dhalatay
Jihaan Xsan Sheikh
Madaxweyne Xasan iyo gabadha uu dha lay, Jihaan Hore ayaa si weyn loo hadal hay ay gab adha uu dhalay madaxweyne Xasan Sheekh ee lagu magacaabo Jihaan Xasan Sheekh isla markaana kamid noqotay xogh eyntiisa ga arka ah.
Jihaan ayaa ka soo muuqatay shaash adaha iyada oo sawirro kala duwan ku we hlisa aabbaheed marar kala duwan oo Mad axweyne Xasan Sheekh uu kulamo lal ahaa mas'uuliyiin kale oo caalami ah. Waxaa ka mid ahaa shir uu New York u tagay mada xweynuhu billowgii sanadkaan.
Dad badan ayaa walwal ka muujisay in dadka aan madaxda dawladda qaraabada la ahayn ay ka niyad jabaan raadinta shaqooy inka dawladda, maaddaama ay u arkaan in fursado badan ay helayaan qar aaada mas' uuliyiinta hay'adaha dowladda.
Madaxweynaha ayaa hore u sheegay in caruurta ay dhaleen madaxda dawladda fed eraalka ee Soomaaliya ay xaq u lee yihiin ka mid noqoshada shaqaalaha dawladda.
XIGASHO:-BBC
Blinken oo booqasho lama filaan ah ku tagay Ukraine & Ruushka oo si kulul uga hadlay (Sawirro)
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maray kanka Antony Blinken oo booqasho lama fil aan ah ku tegay Kiev ayaa sheegay in Ukra ine ayaa horumar muhiim ah ka samaysay duulaanka ka dhanka ah Ruushka
Blinken, oo ah sarkaalkii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo booqda Kyiv tan iyo mar kii uu billowday weerarrada lidka ku ah Ruu shka horraantii Juun, ayaa la filayay in uu ku dhawaaqo xirmo cusub oo gargaar oo qiim ihiisu ka badan yahay $1 bilyan sida uu shee gay sarkaal sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda. Isagoo faallo ka bixiyay markii uu bilaabay la kulanka Zelenskiy, Blinken wux uu sheegay inuu ku dhiirri-ga liyay natiijada weerar-celinta ilaa hadda..
"Laakiin dhab ahaantii waxaan aragnaa horumarka muhiimka ah ee hadda laga sam eeyay weerarka ka-hortagga ah, taa sina waa mid aad iyo aad u dhiirig elina ysa,” Blin ken ayaa yiri.
Blinken ayaa goor sii horeysay la kul may wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dm ytro Kuleba iyadoo booqashadiisa laba maal mood qaadaneyso ay bilaabatay.
"Waxaan rabnaa inaan hubinno in Ukra ine ay haysato waxa ay u baahan tah ay, kali ya maaha inay ku guuleysato weera rrada lidka ku ah, laakiin waxay leedahay waxa ay u baahan tahay muddada dheer, si aan u hubinno inay leedahay xoog adag,” ayuu yiri Blinken.
Warbaahinta Mareykanka ayaa soo xiga neysa saraakiil Mareykan ah oo aan la aqo onsan, iyagoo sheegay in weerarka iska caa binta ee Ukraine uu ahaa mid aad u gaabis ah oo ay caqabad ku noqdeen xeelado liita ".
Ukraine waxa ay dib ula wareegtay in ka badan 12 tuulo iyo deegaano yar yar oo ay weerarkeeda ku qaaday. Laakin ku riixis teeda dhulka uu Ruushku haysto waxaa ka gaabiyay miinooyin iyo dhufe ysyo.
Saraakiisha Mareykanka ayaan si cad u dhaleeceyn xeeladaha militari ee Ukr aine, waxaana todobaadkii hore ay sheeg een in ay horumar ka arkeen Koonfur Bari.
Sarkaal ka tirsan Waaxda Arrimaha Diba dda Mareykanka ayaa sheegay in Washin gton ay dooneyso inay ka wada hadasho si da uu u socdo weerarka iyo in la qiimeeyo baahiyaha goobaha dagaalka iyo sidoo kale tillaabooyin kasta oo loo baahan karo si loo xoojiyo ammaanka tamarta Ukraine ka hor xilliga jiilaalka.
Mar wax laga weydiiyay booqashada Blin ken, afhayeenka Kremlin Dmitry Pe skov aya a sheegay in Moscow ay aamin san tahay in Washington ay qorsheyneyso inay sii waddo maalgelinta millatariga ".
Waxa uu sheegay in kaalmada Marey kan ka ee Kyiv aysan saameyn doonin waxa uu ugu yeeray howlgalka gaarka ah ee Ruu shka.
Duqeyn lagu hoobtay oo ka dhacday Su uq ku yaalla Kostiantynivka
Ruushka ayaa Arbacadii Shalay ka gey stay Ukraine duqeyn lagu dilay ugu yaraan 17 qof.Madaxweyne Volodymyr Zelens kiy ayaa cambaareeyay weerarka, oo ay sar aak iishu sheegeen in lagu duqeeyey suuq dadku ku badan yihiin oo ku yaalla ma gaalada Kos tiantynivka, oo u dhow goobta dagaalka.
Waxa uu sheegay in ilmo uu ka mid yah ay dadka dhintay, waxaana saraakiisha ay sheegeen in ugu yaraan 32 qof ay ku dhaawacmeen. "Shaydaanka Ruushka waa in sida ugu dhaqsaha badan loo jabiyo,” ay uu yiri Zelenskiy, isaga oo ku tilmaamay wee rar ula kac ah oo lagu qaaday magaalada nabad ah. Kaaliyeyaasha ayaa soo bandhi gay muuqaal muujinaya qarax ka dib wax u eg gantaal oo ku soo socda, iyo dadka oo u ordaya inay gabbadaan.
Ruushka ayaan si degdeg ah uga hadlin weerarka, wuxuuna beeniyay inuu si ula kac ah u beegsaday dad rayid ah.
Dawladaha Sacuudiga iyo Iran oo 7 sa no kadib is-dhaafsaday Safiiro
Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iran ayaa Talaadadii gaaray Jamhuuriyadda Islaam iga ah, halka dhiggiisa uu ka degay Riyad
h, taasi oo adkeysay dib usoo celinta rasmi ga ah ee xiriirka diblomaasi ee labada dal oo go’naa toddoba sano.
Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa isku raa cay inay dib u billaabaan xiriirkooda, isla maraana dib u furaan safaaradaha kadib he shiis ay dhex-dhexaadisay China oo lagu dhowaaqay bishii Maarso.
Riyadh iyo Tehran ayaa xiriirka kala goo stay 2016 kadib markii xarumaha diblomaasi ee Sacuudi Carabiya ay ku laheyd Iran ay weerareen dibad-baxayaal ka careysan dilka Riyadh ee wadaad shiico ahaa Nimr al-Nimr.
Hoggaanka Sacuudi Carabiya wuxuu aqo onsan yahay "muhiimadda xoojinta xiriirka, kordhinta la-macaamilka… iyo in xiriirka la gaarsiiyo heer ballaaran,” waxaa sidaas yiri danjire Abdullah Alanazi markii uu Tehran g aaray si uu u billaabo shaqadiisa, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga.
Sidoo kale Talaadadii, Safiirka Iran u fa dhiya Sacuudi Carabiya, Alireza Enayati, ay aa gaaray caasimadda Riyadh, halkaas oo ay ku qaabileen mas’uuliyiin ka tirsan wasaa radda arrimaha dibadda iyo shaqaal aha safa aradda, sida ay sheegtay wakaal adda war arka Iran ee IRNA.
Safaaradda Sacuudiga ee Tehran ayaa dib u shaqo billowday bishii hore. Bishii June, Iran waxay dib u furista safaaradd eeda Riy adh ku xustay iyada oo sameysay xaflad calan saar ah.
Bishii hore, diblomaasiga ugu sarreeya Iran, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa xoojiyey midnim ada iyo wada-hadallada intii lagu guda jiray boo qashadiisi ugu horreysay ee Sacuudi Carab iya tan iyo markii lagu dhawaaqay isu soo dhowaanshaha lama filaanka ah, isagoo she egay in xiriirka laba geesoodka ah uu "ku soc do jihada saxda ah”.
Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa kala taa geerayey dhinacyada iska soo horjeeda ee goobaha ay dagaallada ka socdaan ee Bariga Dhexe muddo sanado ah. Tan iyo heshiiskii bishii Maarso, Sacuudi Carabiya ayaa dib u soo celisay xiriirkii ay la lahayd Suuriya oo xulufo la ah Iran, waxayna xooj isay dadaallada naba dda ee Yemen, hal kaas oo ay sannado badan hoggaamin ay say isbahaysi milateri oo ka dhan ah xooga gga Xuutiyiinta ee ay Iran taageerto. AFP
XAASKA MADAXWEYNAHA UKRAINE: "ANIGA IYO NINKEYGU WAQTI ISKUMA HELNO"
Olena Qoraalka sawirka, Olena Zelenska ay aa seygeeda hore ugu waanisay inuusan madaxweyne noqon Wareysi gaar ah oo ay siisay, BBC-da mar wada koowaad ee dal ka Ukraine Olena Zel enska ayay kaga shee keysay saame ynta dareenka leh ee daga alka uu ku yeeshay qoyskeeda.
"Tani waxa laga yaabaa inay tahay xoo gaa danaysi ah, laakiin waxaan u baaha na hay ninkeyga, ma ahan keliya in uu noq do qof taariikh gala, laakiin waxaan ugu baaha nahay garabkeyga," ayay tidhi.
Waxay sidoo kale ka hadashay sidii ay meesha uga baxday waqtigii ay qoyskeedu wada qaadan jireen.
"Laakiin waan sii xoogeysaneynaa, waxa an leennahay dul aan ku xamilno culeysyada nafsi ahaan iyo jir ahaanba. Wax aana hubaa inaan si wadajir ah u maarayn doono marxall adaan," ayay raac isay.
Markii Ruushku duullaan ku qaaday Ukra ine bishii Febraayo 2022, Olena Zelen ska ay aa muddo bilo ah ku qaadatay goob qarsoodi ah si ay ugu baaqsato saameynta ji dheed ee colaadda, waxaana goobtaasi ku weheli naayay carruurteeda.
Waxay ku tilShalayy xaaladdeeda shu cu ureed bilowgii duullaanka mid ay ku noo le ed"dareen joogto ah oo argagax leh". Mud do kaddib , Olena ayaa garwaaqsatay in ay " lagama maarmaan tahay" inay is dej iso oo ay bilowdo la noolaashaha "waaya ha soo wajahay".
Ukraine
Ka dib markii ay dhuumaalaysi ka soo ba xday sannadkii hore, dagaalka ayaa halake eyay noolasha qoyska qoraa iyo majaajiley sta hore, waxayna tan iyo markaas u safar tay adduunka si ay ula kulanto madaxda caalamka.
Shaki kuma jiro khasaaraha uu dagaal ka asi u geystay iyada iyo qo yskeeda, si la mid ah ma laayiin reer Yukreen ah, waxaa ayna la qiirootaa marka wax laga weydiiyo car ruurteeda.
Olena Zelenska ayaa u sheegtay BBC. "Lama nooli ninkeyga, qoyska waa ay kala maqan yihiin, waxaan haysanaa fursad aan isku aragno, laakiin ma ahan wakhti nagu filan. Wiilkaygu wuxuu u xiisay aabb ihiis."
Hubanti la'aanta amniga iyo ku noolaan shaha colaadda ayaa sidoo kale saameyn xagga niyadda ah ku reebtay carruurteeda, sida ay sheegtay.
"Waa ay i xanuunjinaysaa in aan arko car ruurteyda oo aan wax qorshe ah sam eysan, da'daas oo kale, dhalinyarada ayaa u baa han qorshe. Gabadhaydu waa 19 jir. Waxay ku riyoon jirtay safar dibadda ah, dar een tam ashleyn, hadda, ma haysa to fur sad nooca as ah. Ayaay tidhi Olena Zelen ska. Intii aan ku gudo jirnay wareysiga, ay aan maqal nay dawan digniin u ahaa duu llan hor leh, waxaa ay joojisay wareysiga, iyada oo si sa bar leh ku sugaysay inta uu dhammaana yo. Tani waa nolol maalmeed dadka reer Yuk re en dalkooda oo dhan.
Sido kale aad ayey ula socotaa Olena in ay safka hore kaga jirto liiska bartilmaam ee dyada Kremlin-ka iyada, ninkeeda iyo carruu rteeda.
Marwada koowaad iyo madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ahaa sa axiibbo ilaa waayahoodii dugsi sare iyaga oo kasoo wada shaqeeyay koox majaajilo jisha, Zelensky ayaa ahaa jilaa halka iya duna ay aheyd qoraa.
Hadda, waxa ay dib u celineysaa xusuu steeda, waligeedna kuma riyoon in ninke edu noqdo "qof sameyn doono taariikh-da uu Shalay galay”, iyada oo sheegtay in ay u xiistay oo ay u baahan tahay in uu nink eeda garabkeedu soo istaago.
Sidee dalkan uu Madaxweyne Xasan ku hal-qabsaday uu uga hormaray Sooma aliya oo ay isku duruuf haysatay?
Olena Zelenska
Olena Zelenska ayaa sheegtay in madax weyne Zelensky, uu leeyahay kartida rabit aanka, dhiirranaanta, iyo hoggaamin uu kaga gudbo marxalladdan dagaal".
"Waan rumaysanahay isaga, waanan taageersanahay, wax aan hubaa in uu leeyahay karti uu kaga gudbo marxall addaan, waan dareen sanahay in xilli adag aan ku jir no, waa qof dhabar adeyg badan, dhabar adeeggiisu waa wax aan hadda u baahann ahay dhammaanteen” ayaay raaci say hadal keedu.
Shaqadeedii ugu dambaysay ee marwa da koowaad waxay diiradda saartay sidii ay dadka reer Ukraine uga caawin lahayd inay ka gudbaan saamaynta nafsaaniga ah ee da gaalku ku reebay, waxaanay isu diy aarinays aa inay martigeliso shir-madaxeed ka dhaca Kyiv kaas oo diiradda lagu saari doono caaf imaadka maskaxda iyo adkays iga qofka. Jil aa iyo qoraa Ingiriis ah Step hen Fry -oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha ca afimaadka dhim irka ayaana kala shaqeyn doono hirgelintiisa.
"Runtii waxaan rajeynayaa inaan qof dhiir rigelin karo, qof rajo ama talo siin karo, ama aan ku muujin karro tusaalahayga, aan noola ano, aan shaqeyno, horay-na u socono," Olena Zelenska ayaa tidhi.
"Cidna ma ogaan karto waayaha suga aya, qofna ma qiyaasi karo in qarniga 21aad, dagaal noocan oo kale ah ka qarxi doono bartamaha Yurub, Dagaal dhiig ku daatay. Markaa anigu marna uma malay nayn in aan marxalladan dhex istaagi do on." Ayaay hadalkeeda raacisay "Dadka reer Ukraine ma xaqiijin karaan waxa berri ama mustaqbalka uu xambaar san yahay, laakiin waxay leeyihiin rajo. Ayay tiri Olena
XIGASHO:-BBC
Golaha Ammaanka ee QM oo Shalay ka wada xaajoon doona Arrimaha Somaliya
Xubnaha Guddiga Milliteriga ee Golaha Ammaanka ee QM waxayShalay oo Arbaco ah yeelan doonaan Kulan Khaas ah oo looga hadlayo Tacadiyada ay la kul maan Carruurta Soom asliyeed ee ku nool Deeg aanada ay Colaaduhu ka socdaan iyo goobaha aan xasiloonayn.
Kulankaasi waxaa la sheegay inuu daba socdo Shir ay Kooxda Caalamiga ee u qaab ilsan Badbaadinta Carruurta ku nool gooba ha ay Dagaalada ka socdaan ka yeesheen xaalladda ay carruurta Soomaal ida ku sugan yihiin. Kulanka Guddiga Milliteriga ee Gol aha Ammaanka ee QM ee Shalaywaxay ka loo kaga xaajoon doonan Warbixin ay Hay’ adda QM ugu qaabilsan Carruurta ee UNIC EF ku soo bandhigtay Xadgudubyada halista ee ka dhanka ah Xuquuqda Carr uurta ku no ol Deegaanada ay Colaadaha iyo Amni-xum ida ka jiraan ee gudaha dalkeena Somalia.
Dhanka kale, Golaha Ammaanka ee QM waxay Toddobaadkan yeelan doonaan Kal-Fadhi aan weli la shaacinin xilliga la qab anayo, kaasi oo looga hadlayo Qaraar ka Qa byada ee Golaha Amaanka ee QM ka soo sa areen Kaydadka Dhuxusha ee yaalla magaa lladda Kismayo iyo daafahe eda, ookhatar cabsi ku ah Xaalladda Fay a-qabka iyo Badq abka dadka Rayidka ee ku nool Kismaayo iyo Deegaanada ku hareeraysan.
Madaxweyne caan ah oo shacabkiisa ugu baaqay iney hoos u dhigaan dhalmada
Madaxweynaha Masar Abdul Fattah Al-sisi ayaa shacabkiisa ugu baaqay iney hoos u dhigaan heerka dhal mada.
Al-Sisi ayaa intaas ku daray in Masar ay ku qas ban tahay inay hoos u dhigto carruurta dhalaneyso oo ay ka dhigto 400,000 sanad kiiba, halka hadda ay tahay in ka badan laba milyan si buu yiri waddanku fu rsad ugu helo abuurida shaqooyin iyo ade egyo kale.
Waxaa uu khalad ku tilmaamay hadal ka soo yeeray Wasiirka Caafimaadka dalkaasi Khaalid Cabdel Ghaffar oo ku saabsanaa in arrinta dhalista carruurta ay ay shacabku xor u yihiin.
Madaxweynaha Masar wuxuu sheegay in dadka oo xorriyad loo siiyaa arrintaan ay abuuri karto dhibaato, isagoo xusay in Masar ay ku dayan karto siyaasadda Shiinaha ee hal cunug, maadaama Shiinuhu "ku guule yst ey siyaasaddooda xakamaynta dadweyn aha ee dhinaca taranka.
Masar oo ka mid ah dalalka ugu dadka badan Afrika waxay tirada shacabkiisu kordh een 40 milyan oo qof, waxayna gaareen 105 milyan oo qof.
MAXAA KA JIRA IN LA IIBSAN KARO MEEL DAYAXA DUSHIISA AH
DayaxaQoraalka sawirka, Maquul ahaanshaha iibsashada waa sidee? Kadib markii uu si guul ah dayaxa dus hiisa u soo caga dhig tay dayax gacme edka Chandrayaan-3 ee Hindiya, dham aan indhaha caalamku waxa ay eeg ayaan dayaxa. Haddaba dadku ma ku noolaan karaan dayaxa dushiisa? Ogsa jiin ma laga heli karaa halkaas? Dad badan ayaa su'aalahan ku weyd iinaya internetka.
Waxaa jira warar sheegaya in dadka qaar ay iibsadeen meelo da yaxa ka mid ah. Yaa iibiya meelahaas? Ma sharci baa in la iibsado? Maxay iibsadayaashu sheegayaan? Sharciguse muxuu ka qabaa?
Iibsadeyaashu Way Badan Yihiin?
DayaxaQoraalka sawirka,
RAAJEEVVV
Ganacsade fadhigiisu yahay Hyderabad oo 50 jir ah laguna magacaabo Rajeev waa mid ka mid ah kuwa sheeganaya inay iibsad een meelo dayaxa ka mid ah.
Waxa uu BBC-da u sheegay in uu goobta as iibsaday sannadkii 2002-dii oo uu ka iibs aday ‘The Lunar Registry’ oo fadhigeedu yah ay New York. 'Mare Im brium' waa aag ku taal waqooyiga dayaxa halkaas oo ah meesha uu wax ka iibsaday.
Lunar registry waa koox qareenno caala mi ah. Shirkadda, waxa ay sheegtay in ay ka shaqaynayso deegaanka, cilmi-baarista iyo ha baynta dayaxa.
Rajiv ayaa BBC-da u sheegay sida uu ku helay fikradda ah in uu gato meel dayaxa agt iisa ah. "20 sano ka hor markii aan shaqayna yay waxaan arkay xayaysiis ku jira intern etka, waxay sheegaysaa iibi nta dhul dayaxa agtiisa ah, markii hore ma rumaysan. Laak iin, markii aan helay xogta, waxaan iibsaday dhul shan hektar ah” ayuu yiri.
Waxa uu ka hadlay sababta uu u iibsad ay. "Waxaan iibsaday me eshaas, sababtoo ah waxay u fiican tahay bini'aadamka, waan oga hay inaanan tagi karin. Laakin, 50 ama 100 sano kadib, waa la dhisi karaa, markaa meelahayagu waxay noqon doonaan kuwo waxtar leh" ayuu yiri.
Waa kuma wiilka uu dhalay madaxweyna ha ee kala soo muuqd ay furinta dagaalka?
Dayaxa
XIGASHADA SAWIRKA,RAAJEEVVV
Qoraalka sawirka,
RAAJEEVVV
Sidoo kale, nin 46-jir laguna magacaabo Lalit Mohta, oo ah khabiir ku takhasusay kom buyuutarka kana yimid magaalada Bengaluru ee dalka Hindiya, ayaa sidoo kale 2006-kii iibsaday laba hektar oo dhul ah. Wuxuu ka iibsaday shirkadda The Lunar Registry .
Waxa uu ugu yeeray maalgashi wakhti dheer ah. Wuxuuna BBC-da uga warramay sababta uu u iibsaday.
"Waan ogahay in aanan hadda ku nool aan karin dayaxa. Laakiin, tijaabooyinka sida dayax-gacmeedka Chandrayaan-3, waxaa jirta rajo ah in la dego mustaqbalka.
Rupesh Mason, oo ah 49 jir ganacsade ah oo ka soo jeeda Jammu iyo Kashmir, ay aa dhawaan warbaahinta u sheegay inuu iibs aday boos dayaxa agtiisa ah. Ilaa iyo hadda waxaa warbaahinta lagu shee gay in dad badan ay meelo ka iibsadeen dayaxa. Intooda badan waxay ka iibsadeen shirkadda Lunar.Yaa iibinaya? Dayaxa
XIGASHADA SAWIRKA,LALIT MOHATA
Magaca buuxa ee shirkadda Lunar waa Diiwaanka Dhulka dayaxa ee Caalamiga ah' (ILLR), Waxaana la aas aasay 1999kii.
Shirkadda waxay sheegtay in laga bilaabo bi shii July ee sanadkii 2019-kii, 326,000 oo qof ay isu diiwaangeliyeen inay iibsadaan dhul ku yalla aagga dayaxa.
Si kastaba ha ahaatee, shirkaddu waxay si cad ugu sheegtay bo ggeeda in aanay ah ayn mulkiilayaasha dayaxa, balse ay diiwaa ngel inayaan oo keliya sheegashooyinka dhul ka ku yaal.
BBC waxay la xiriirtay hay'adda si ay u og aato waxa ay ku sal eysan tahay diiwaan gel inta. Laakiin ma jirin wax jawaab ah farr iimo ama taleefan naga soo gaaray ilaa wakh tiga sheekadan aynu daab acaynay.
Feeryahanka wacdaraha ka dhigay Kenya ee doortay in uu Soomaaliya ku matalo caal amka
Dayaxa Qoraalka sawirka,
Dayaxa dushiisa Dawladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ayaa heshiis ka galay walxaha hawada sare ee dayaxu ka mid ya hay. Heshiiskan oo loogu magac daray ‘Uni ted Nations Convention on the Rules of Ou ter Space’ ayaa waxaa saxiixay in ka badan 100 waddan oo ay ku jirto
Hindiya. "Dhammaan kheyraadka dabi ic iga ah ee cirka ku jira oo dayaxu ka mid yah ay waxaa iska leh guud ahaan bini'aadamka. Qodobka 2aad ee heshiiska wuxuu dhigayaa "in wad danna uusan ku hantin karin kheyr aadkaas xoog ama xeelad kale"
Laakiin heshiiskan 1967-dii, meelna laga ma sheegin in shaqsiyaad ku aanay xaq u la hayn inay dhul ku yeeshaan dayaxa. Wax aa jirta warbixin ay soo saartay warbaahinta oo sheegaysa in nin lagu magac aabo Dennis Hope oo u dhashay dalka Mareykanka uu mar ku dhaw aaqay in uu iibinayo meel ka mid ah dayaxa oo iibkaasi uu ka helay lacag aad u badan.
N Raghunandan Kumar, oo ah agaasim aha ururka Planetary Society of India, ayaa sheegay in meel dayaxa laga iibsado shaqs iya ad ama shirkado ay tahay lacag khas aarin.
Qaramada Midoobay waxay sheegtay in hantida bannaan ay lee yihiin dhammaan aad anaha. "Sidee shirkadaha gaarka loo leeya hay ama ashkhaastu u iibin karaan dhul ay leeyihiin dadka oo dhan?" ay uu su’aalay. Xiddiggii hadiyadeynta
Dayaxa
XIGASHADA SAWIRKA, FACEBOOK/MA HESH BABU
Qoraalka sawirka, Dayaxa
N Raghunandan ayaa sheegay in dhawaa nah an ay soo baxayeen warar sheegaya in taa gee rayaasha jilaaga filimka Mahesh Babu ay iib sadeen xiddig magaciisa lagu qoray.
"Waxaa ku qornaa warka in Mahesh Babu taageerayaashiisa ay soo iibsadeen xiddig ayna hadiyad ahaan u siiyeen maalintii dhala shadiisa, taageerayaal kale ayaa waxay Shah Rukh Khan xilli hore siiyeen hadiyad tan la mid ah ayuu yiri Raghunandan.
"Lama dhihin wadamada marka hore cagta saaray dayaxa ayaa xaq u leh, sidaa darteed diwaan galinta ay sameeyeen hay’ ado iyo shaqs iyaad gaar ah ma jirto, taasi waa lacag khasaaro ah”ayuu yiri. XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 7-DA SEPTEMBAR 2023-KA
..