HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO

0
Wednesday September 06, 2023 - 08:48:38 in Wararka by
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..



MW Xasan Sh. oo sheegay in la xiray Sara akiil furimo Dagaal kasoo saaray Ciidamo

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxam uud oo Dorraad kormeer ku tagay xerada ciid amada Guutada Cali binu Abii daalib ee deg mada Maxaas ayaa ku bogaa diyey guullaha waaweyn ee ay ka soo hoyeen dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa ku la dardaarmay ciida mada in aysan marnaba is-dhig an oo ay isha ku hayaan cadawga, waxa uuna ku ammaanay diyaar ga rawga ay ugu jiraan sidii ay usoo ga bagabayn-lahaayeen weji ga 1aad ee dag aalka.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ay aa sheegay in la xiray saraakiil lagu eed ayna yo inay ciidanka kasoo saareen furim aha dag aalka, inkastoo Madaxweynuhu uusan sheegin tirada saraakiisha la xiray, hase yeeshee waxa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono.

"La isku darsanmaayo, dadka goobaha cada wga aan soo bannaynin la mid ma noqon do ono kii iyadoo oo cadawga la hor taagan yahay soo baxay ee qorigiisa gar abka saartay ee Xa mar tagay ama qoriga dhexda ku gatay,” ayuu yiri madaxw eynuhu.

Waxa uu sheegay in saraakiisha loo xiray dambi ay gaysteen, Sidoo kale madaxweyna ha ayaa tilmaa may lasoo taagi doono maxka mad, si looga qaado tallaabo adag.

"Maxkamadda milatariga waxa ay siiso ayay yeelanayaan, kaan dambi laheyna waa lasii de ynayaa” ayuu hadalkiis sii raaciyay.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, kadib tuhunkii ka dhashay weerarkii xooganaa ee ay Al-Sha baab ku qaadeen deegaanka Cowswayne, ka as oo dhaliyay khasaare xoogleh.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay inuu maalmaha soo socda booqan doono goobo ka le oo ka mid ah furimaha dagaalka.

Maxay ka wada hadleen RW Xamse Barre iyo dhigiisa Qatar oo kulmay?

Ra’iisul Wasaaraha XJF/Soomaaliya, Xam sa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa Dorraad kulan mu hiim ah la qaatay dhiggiisa dalka Qatar Maxamed Bin Ca bdiraxmaan Al-Thaani.

Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulank ooda kaga wa da hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo is kaashiga dhinacyada amniga, la-dagaalanka Al-Shab aab, dhaqaalaha, horumarinta iyo arr imaha Bulshada, iyadoo la isku fahmay dhamm aan qodobada laga wada hadlay.

R//Wasaaraha ayaa uga mahad celiyay dowl adda Qatar sida ay u garab taagan tahay dowl adda iyo shacab ka Soomaaliyeed, iyo ma sha ariicda horum arineed ee ay ka hirgelisay Soo maaliya, oo ay ka mid yihiin dhismaha jidad ka, xarumo dowladeed iyo taageerada dhisma ha ciida mada qalabka sida. Wafdiga R/Wasaara ha waxaa ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibe dda iyo Is kaashi ga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac Huruu se, Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige, Wa siirka Waxbarashada, Hidda ha iyo Tacliinta Sare Faarax Shiikh C/dir, Was iirka Amniga Gud aha Maxamed Axmed Shiikh Doodishe iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiy ee yey Geerida Axmed Naaji Sacad.

Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sh.Ma xam uud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bah da fanka iyo dhammaan ummadda Somaliyed ee uu ka baxay abwaankii iyo fannaan kii Somaliyeed ee Marxuum Axmed Naaji Sacad.

Maaxweynaha ayaa ilmaamay in Marxuum ku uu kaalin weyn uga jiray fanka Somaliyeed, isaga oo doorweyn ka qaatay sare u qaadida fa nka, suugaanta iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa tiirarki isa. "Innaa lillaahi Wa In naa Ileyhi Raaj icuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qo yska, qaraabada iyo dhamm aan umm adda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Axmed Naaji Sacad oo magac iyo mii saan ku dhex lahaa bahda fanka iyo guud aha an shacabka Soomaaliyeed.” Ma daxweynaha Jamhuuriyaddu waxa uu Alle u weydiiyey marx uumka inuu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdow sa.

Waare oo wasiirka gaashaandhigga ku eede eyay shirqoollo lagu laayey ciidanka

Madaxweynihii hore ee maamulka Hir Sha beelle Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn cu lus u jeediyay wasiirka gaasha andhigga Soom aaliya C/dir Maxa med Nuur (Jaamac).

Waare oo haatan ah ergayga madaxwe yne Xasan Sheekh u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha ayaa waxa uu wasiirka gaa shaandhigga ku eedeeyay inuu masuul ka yah ay askartii iyo saraa kiishii ay Shabaab ku di shay weeraradii Galcad iyo Cow swayne.

Waxa uu sheegay in wasiirka uu ciidan ka shirqool dhexda ka gal iyay, kadib markii uu amaro qal dan uu bixiyay, isagoo hareer maraya taliyaya asha xoogga dalka, taasi oo keentay in halka asi lagu laayo ciidamo iyo saraakiil, sida uu hadalka u dhigay.

"Wasiirka gaashaandhigga amaro qal dan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay cii damo badan iyo saraakiil uu ku jiro Xasan Tuure. Lacago ayuu siin jiray taliyaal urur, taliyaal horin iyo kuwa ka le, kumanaan kun ayuuna u diri jiray,” ayuu yiri Waare.

"Wasiirka waxa uu sameyna in taliyihii ciidan ka amar uu bixiyay uu dhaho beentiis waaye, wuxuu sameynayaa madaxweyna ha inuu been farriimo oo uu yiraahdo mad axweynaha ayaa sidaas yiri amarkiisa wa aye. Wasiirka amarro uu bixiyay, kuwa qal dan oo baxay inuu joojiyo aheyd iyo xog qaldan oo madaxweynaha siiyay ayaa Xa san Tuure iyo ciidankii Danab ku ba aba’een Galcad.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in wasiirka gaa shaandhigga uu ka dhego adaygay tall ooyin ay bixiyeen saraakiisha ciidanka xo ogga dalka, oo iyagu soo jeediyay in aan ciidamada la dejin meelaha laga soo wee rari karo, ee aysan ka heli karin gurmad ciidan. "Taliyihii nabad-sug idda iyo guddoomi yihii ciidamada milateriga xog iyo amar uu asiga bixiyay in halis daqii qado ah u gal een in naftooda la waayo, sidaas dara adeed aniga kama aamusi karo. Naf ayaa lagu khamaara,” ayuu hadalkiisa sii raac iyay Waare oo Wasiir Jaamac ku eedeey ay in xog qaldan uu bixiyay halis galisay Taliye Mahad salaad iyo Xasan Cali nuur Shuute.

Marka laga imaado eedeyntan culus ee Wa are u jeediyay wasiirka gaasha andhigga, sidoo kale waxa uu wareysiga bixiyay ku sheegay in beesha Hawiye ay san diyaar u aheyn dagaal ka Al-Shab aab, maadaama dhexdooda aysan isku mowqif ka aheyn dagaalka socda, sida uu shee gay.

"Dad inay yiraahdaan wiilkii ila dhashay ee Shabaab-ka ahaa ayaan qooraha iyo madaxa kasoo jaraynaa, dadna ninkii qara xyadii lagu xasuuqmay ka dambeeyay ay isku sawiraan, yiraahdaana anigaa wasiir kiisa iyo xildhibaan kiisa ah,” ayuu yiri Waa re.

Waxa uu intaas kusii daray "Dadkaas miyaa isku mid noqon kara oo daacad ay ka wada ta hay la dagaalanka Khawaariijta Al-Shabaab.”

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in joogi taanka madaxweynaha ee furimaha dagaalka aysan waxba soo kordhineyn haddii buu yiri si da ugu dhaqsaha badan wax looga beddelin si da ay hadda wax u socdaan oo uu dhaliilay.

RW Ku-Xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb ga lay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya Kenya.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS ayaa ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dha caya dalka Kenya.

Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen madax badan oo ka ka la socota adduunka ayaa maal maha uu socdo looga falan qeyn doonaa cimilada adduunka ee sii xumaa na ysa iyo sidii xalal loogu heli karo caqaba da ha iyo duruufaha ay sababtay isbedelka cimi ladu.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuu madd a ayaa sheegay in khatarta labaad ee marka la ga soo tago amniga iyo la daga allanka argag axisada ay tahay isbedelka cimilada iyo saam aynta ay ku leedahay dal keenna iyo guud ah aan qaaradda Afrika.

Md. Saalax ayaa maalmaha uu joogo dalkan Nairobi la kulmi doona masu uliyiin iyo madax badan oo kasoo qeyb ga lay shirkan

Wasiirka gaadiidka oo Sacuudiga kaga qayb galay shirka horumarinta iyo gaadiidka badaha.

Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadi idka Badda JFS Amb. Cab dullaahi Axmed Jaamac ayaa Dorraad Magaalada Jeddah ee Dalka Sucuudiga uga qayb galay shirka horumarinta iyo adkaynta arr imaha gaadiidka badaha, Dekadaha iyo isbe ddalka Cimillada kadib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Wasiirka Wasaarada Dekadaha ee Dalka Sucu udiga.

Shirka oo socon doona maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in uu Wasiirku qud bad ka jee diyo

Wararkii ugu dambeeyay kulamada Maxaas ku dhexmaray madaxweyne Xasan Sheekh, Cali Jeyte iyo Beesha Xawaadle

Warar dheeraad ah ayaa baxaya kula mo is dabajoog ah oo saacadahii lasoo dhaafay deg mda Maxaas ee gobolka Hiir aan ku dhex maray madaxweynaha dowl adda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Oda yaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beelaha Xawaadle.

Kulamada ayaa la sheegay in dhowr jeer la gu kala kacay, hayeeshee waxaa la xaqiijiyay in markii dambe ma daxweynaha iyo bee sha tabashada qabt ay ee Xawaadle ay isku afgarteen qod obada qaar, halka kuwa kalana ay dhiman yih iin is fahamk ooda.

Xildhibaan Cabdirisaaq Cabdullaahi Macalin Ciid oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay aa sheegay in ku dhawaad 200 oo xubnood in ey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay la yeesheen kulamo is dabajoog ah oo qiyaastii ilaa afar kulan gaarayay, xubnahaas oo isugu jiray siya asiyiin, saraakiil ciidan, ganacsato iyo oday dhaqameedyo.

Kulamaadaas ayaa madaxweynaha wa xay ku weydiisteen beesha tabashada qabta ee in gobolka Hiiraan laga dhigo ma amul goboleed gaar ah, hayeeshee Xildh ibaanka ma cadeyn in qodobkaasi lagu heshiiyay iyo in kale, wuxu una sharaxay habka uu maamul gaar ah ku noqon karo Hiiraan.

"Gobolka Hiiraan bedka uu ku fadhiyo iyo dadka ku nool wuu ka weyn yahay kana dad badan yahay maamul gobolee dyo hadda jira, tan labaadna in madaxwe yne Shariif Sheekh Axmed uu gobolka laba gobol ka dhigay xilligii uu madaxweynaha ahaa, waxaana gobolka ka le la yiraahdaa Shabeellaha sare" ayuu yuri Xil dhibaan Ciid.

Wuxuu sidoo kale uu sheegay Xildhiba anka in qodobada ay ku heshiiyeen beesha Xawaad le iyo madax weynaha iney ka mid tahay inuu aqoons ado madax weynaha maamulka Hiir aan State ee uu madaxweynaha ka yahay Cali Jeyte.

"Qodobka hore waa in aysan beesha aqoon sanayn, diyaarna u ahayn in ay la shaqayso maamulka Hirshabeelle, kan labaadna waa in uu madaxweynuhu aqoo nsado maamulka Hii raan state” ayuu yiri Xildhibaan Ciid oo kulama daas ka qayb ka ahaa.

Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ay aa xu say in kulamadii dhexmaray hoggaa miye Cali Jeyte iyo madaxweyne Xasan Sheekh in sidoo kale qaarkood ay kusoo dhamadeen is afgarad oo ay ku heshiyeen in Cali Jeyte uu cidna hoos tageyn oo uu u madaxbanaan yahay wixii khuseeya ho wlgalinta ciidanka Macaw isleyda ee gob olka Hiiraan.

"Waxaa la isku afgartay in wixii siyaa sad ah dib loo dhigo, wixii la xiriira dagaalka lo oga soo horjeedo Al-shaba abna inuu hog aamiyo Cali jeyte isagoo to os u hoos tagaya madaxweyna ha dowla dda Fedara alka” ayuu yiri Xildhibaan ka Cabdirisaaq Cabdullaahi Macallin Ciid.

Xildhibaan Cabdirisaaq Cabdlaahi Ciid wu xu tilmaamay ineysan haatan jirin wax quus ah oo ka dhex jira beesha Xawaadle iyo madax weyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan Maxaas, islamarkaana ay wali dhiman yihiin kulamo kale oo uu sheegay iney kuso dhamaan doonaan jawi is afgarad.

W/Arrimaha Dibadda Somaliya oo Safiirka cusub ee M/Yurub ee Somaliya ka guddo omay warqadaha aqoonsiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xuku um adda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaam ac (Har uuse), ayaa xafiiskiisa si rasmi ah ugu soo dha weeyay Marwo Karin Johans son oo ah Safiirka Midowga Yurub u soo maga cawday Soomaaliya Qoraal uu wasiirku kusoo qoray bartii sa twitter-ka ayaa u dhignaa sidan, "Waxaan nuqullo warq adaha aqoonsiga ka guddoo may Marwo Karin Johansson, Safiirka cusub ee Midowga Yurub ee Soomaaliya. Waxaan rajeynayaa Amb. Joh ansson in aan balaadhino iskaashiga istiraatijiy adeed ee amniga qaranka, soo kabashada dha qaalaha, dhismaha hay’adaha iyo adkeysiga bini’aadantinimada.”

Ms. Johansson waxa ay beddeshay Am ba ssador Tiina Intelmann, oo soo gebogab aysay muddo xileedkeedii labada sano ahaa bishii Agoosto.

Haweeneyday ayaa waxaa la magacaa bay bishii Abriil ee sanadkan, Ms. Johans son waxa ay horey ugusoo shaqaysay ku-xigeenka Mad axa Adeegga Hawlaha Diba dda ee Yurub (EEAS).

Ms. Johansson ayaa lagu wadaa inay war qadaheeda aqoonsiga ee rasmiga ah u gudbi so madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa hoggaaminaya wejigii hore ee duullaanka milateri ee Al-Shabaab loo ga xoreynayo deegaannada Hirshabeelle iyo Galmudug.

Magacaabista safiirka cusub ayaa ku soo be egantay marxalad xasaasi ah oo Dowladda So omaaliya ay ku jirto xoojinta amniga qaranka, dardargelinta soo kaba shada dhaqaalaha, iyo xoojinta hay’adaha dowladda.

Wadashaqeynta Midowga Yurub iyo Soo maaliya oo la xoojiyay ayaa wax weyn ka tari doonta caqabadahan adag.

Xog cusub oo ku saabsan khilaafka was iirka difaaca iyo taliyaha ciidanka xoogga

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugi dda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA), General Ca bdiraxmaan Maxamed Tuur yare oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay arr imo ku aadan dagaalka Al-Shabaab iyo khi laafka ka dhex qarxay wasiirka gaashaan dhigga iyo taliyaha ciidanka Xoogga dalka.

Generaal Tuuryare ayaa xog ka bixiyay sida uu ku bi llowday khilaafka, wuxuuna sheegay in labada nin ay isku qabteen arrimo la xiriira dagaalka lagula jiro Al-Sha baab.

"Xilliyada dagaalka lagu jiro si ayaa loo dha qmaa xilliga nabadda aan loo dhaqmin, waxaa laga yaabaa in xilliyada dagaalka qof shaqo uu lahaa in la wada qabto, isla qabashadii shaqa da iyo daruufo jiro oo ciidamada kala duduwan mushaaraadko oda ku saabsan arrimahaas ayaa laga yaa baa, sida aan wararka ku hela ayo in khila afka uu ka dhacay” ayuu yiri.

Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa shaaca ka qaa day in dagaalka uu sii socon karin, ayada oo a an la xalin khilaafka labada nin oo uu tilmaa may in laga rabo golaha wasii rada iyo madaxt ooyada.

"Golaha wasiirada ayay xal uga baahan tah ay, madaxtooyada xal ayay uga baahan tahay waxaas oo jirana dagaal masii socon karo” ay uu hadalkiisa sii raaciyay.

Waxaa kale oo uu yiri "Tashwiish ayaa lag ala dhex-geliyay ciidamada oo la leeyah ay wa siirkii iyo waxaa isku dhacsan taliy aha oo aan is leeyahay anigu wax weyn ma jiraan”.

Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday sa babta keentay in dib looga soo baxo dee gaan ada qaar ee la xoreeyay, wuxuuna qir ay inuu ji ro khalad weyn oo la sameeyay, ka dib weerar kii Cowswayne oo khasaara ha ugu badan uu ka soo gaaray ciidamada Xoogga Soomaaliy eed.

Tuuryare ayaa xusay in laga gaabiyay sahay dii ciidanka, sidoo kalena deegaana da qaar la ga soo saaray, ayada oo aan la ga fiirsan, sida uu hadalka u dhigay.

"Saraakiil si khaldan u dhaqantay way jiraan oo ciidamdii meelo aan loogu talage lin kasoo saartay, waxaa kamid ah saraa kiil daryeel ay ciidanka u baahnaayeen oo la heli karay oo cii danka aan gaarsiinin, ku wo inay gurmadaan lo ogu talagalay oo aan gurman waxyaabo badan ayaa iskaasha day” ayuu kusii daray wareysiga uu siiyay Idaacadda VOA-da.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, xilli haatan abaabulkii ugu xooganaa ee dagaal ka Al-Shabaab uu ka socdo degmada Max aas oo uu ku sugan yahay madaxweyne Xasan Sheekh.

Dowladda Kenya oo dib ula wareegtay saddex Jasiiradood oo sharci darro looga heestay

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in ay dib ula soo wareegtay saddex jasiiradood oo si sha rci darro ah looga heestay, waxa ayna dowla dda hadda ku howlan tahay sidii ay usoo ce shan laheyd jasiirad kale oo wali gacanteeda ka maqan.

War kasoo baxay hayá dda la dagaa llanka musuq-maa suqa ee dalka Kenya ayaa la gu shaaciyay in gacantooda kusoo laabatay dowladda saddex jasiiradood oo ka maqnaa, waxaana jasiiradahaasi heest ay oo laga soo celiyay saddex qofood.

Afhayeenka Hay’adda la dagaallanka mus uq-maasuqa ee dalka Kenya Eric Ngumbi ayaa warbaahinta u sheegay in hadda ku howlan yihiin sidii gacanta dowla dda loogu soo celin la haa jasiirad afaraad, waxa uuna xusay in ninka heesta uu diiday in uu soo celiyo.

Afarta jasiiradood ee dowladda Kenya had da saddex kamid ah dib usoo ceshatay ayaa qii mahooda lagu sheegay in ay dhan yihiin 305 milyan oo shilinka Kenya ah una dhiganta ($2 milyan oo doolar).

Jasiiradahan ayaa loo qoondeeyey in ay no qdaan meel la ilaaliyo oo hoos timaa da kaydka badda ee Kisite Mpunguni sann adkii 1978. Ilaa wakhtigaas, waxay si shar ci ah uga tirsan yih iin adeegga Duur-joogta Kenya (KWS).


MAXAAD KA TAQAAN TAARIIKHDA AXMED NAAJI SACAD

Dorraad waxaa magaalada London ku gee riyooday allah u naxariistee Axmed Naaji Sac ad oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaiyeed ku wooda ugu caansanaa.

Axmed Naaji ma ahayn oo kaliya heesaa ku luuqeeyaa heesaha ee wuxuu ahaa mulax a miistee, muusikiistee garaaca inta badan nooc yada muusigga, isla markaana akhriya farta muusigga, iyo mu’allif mir aha curiya

Kuma uusan koobnayn fanka banaadi riga ee wu xuu kaloo ka qayb qaatay fanka guud ee So omaalida.

"Anigoo yar ayaan bartay Axmed Naaji wuxu una fankiisa ka soo bilaabay gobolka Banaadir. Waxaa jiray koox samayn jirtay heesaha banaa diriga, halkaas ayuu fanka ka soo bilaabay” ay uu BBC u sheegay Cabdulqaadir Nuuraani oo ka mid ah hobollada fanka banaadiriga, imin ka na qurbaha ku nool.

Axmed Naaji qudhiisa ayaa goor sii horrey say waraysi uu siiyey barnaamijka Youtube-ka laga daawado ee Ha Noolaato wuxuu ku shee gay in jacaylka fanka uu ku billowday xilligii dha qdhaqaaqii gobanimo doonka ee SYL, markaas oo fanaaniin ay ka mid yihiin Qaasim Hilowle iyo Suufi Cali ay ka tumi jireen heeso guuba abo ah dirisiyoonkii leegada.

"inta aysan madaxda leegada imaan ayaan ka mid ahaa dhallinyarada dadka sii maa we eli ya” ayuu yiri Axmed Naaji oo taariikhdiisa ka hadlayey.

Wuxuu BBC kala qayb qaatay barnaamijyo ga ar ah

"Waxaan ku dhashay Degmada Shibis oo wa agaas la dhihi jirey Bilaajo Carab 1939kii. Isku ulka iyo dugsiga quraankaba Muqdisho ayaan ku dhameeyey” ayuu yiri isagoo ka hadlayey ca rruurnimadiisii, wuxuuna intaa ku daray in xil ligaas iskuulka lagu samayn jiray riwaayado yaryar.

"1954kii ayaan si rasmi ah u bilaabay fanka, waxaana xilligaas la qaadi jiray heeso waddani ah, heesaha qaarkoodna waxaa lagu qaadi jir ay af-carabi” ayuu yiri allah u naxariistee Axm ed Naaji Sacad.

Wuxuu ka mid ahaa Axmed Naaji Sacad fan aaniin aan badnayn oo garaaca nooc kasta oo muusikada ah, wuxuuna sidoo kale bartay akh rinta farta muusigga.

"Wuxuu ku fiicnaa garaacidda kabanka ama cuudka, markii dambena wuxuu ku darsaday in uu tumo oorganka. Marki uu Axmed Naaji fank iisa hanaqaaday ka dib waxaa iyagana fanka soo galay dad ay ka mid yihiin Cantar Naaji iyo Cali Naaji oo walaalihiis ah, Siciid Cabdalla, iyo Maxamuud Cabdalla Jeeri” ayuu yiri Nuuraani oo BBC uga warramayey taariikhda faneed ee Axmed Naaji Sacad.

Halkaas waa halka ay ka aasaasantay koo xdii caanka ahayd ee Shareero. Wuxuu kaloo ahaa Axmed Naaji madaxa qaybta muusigga ee golaha murtida iyo madadaalada, iyadoo la gu xusuusto inuu isku dubbaridi jiray hoballada qaranka marka la doonayo in fanaaniinta iyo muusikiistayaasha oo dhan ay masraxa du shii sa ka heesaan.

Inta badan qalabka Muusikada ayuu garaaci jiray

Waxaa kaloo jiray riwaayado uu allifay, "sida jacayl faqiir galay ma fududa, sir iyo socdaal Jacayl, iyo maxkamaddii jacaylka”, isagoo qaar kalena muusigga iyo laxanka u sameeyey.

"Loollan ayaa naga dhexeeyey kaasoo fan ka Banaadiriga dhexdi isa ah” ayuu yiri Cabd ulqaadir Nuuraani oo ka hadlayey waxa uu ku xusuusto Allah u nax ariis tee Axmed Naaji Sacad, wuxuuna intaa raac iyey inuu aaminsan yahay in Axmed Naaji uu da’ sagaashanaad galay markii uu geeri yoon ayey.

Waxaa aad loogu xusuusta in xilligii Axmed Naaji ugu fiicnayd fankiisa uu soo saaray fan aaniin rag iyo dumarba leh oo ay ka mid yihiin Allah u naxariistee Faadumo Qaasim Hilowle iyo Caasho Cab dow oo ay heeso badan wada qaadeen.

Markii uu dalku burburay wuxuu u qaxay qur baha, wuxuuna muddo ku noolaa dalalka Car beed ka hor intii uusan u hayaamin qaaradda Yurub oo uu hadda ku geeriyooday. XIGASHO:-BBC

Wasiirka gaashaandhigga oo soo jawaabay Warkooda waa af-Khawaarij

Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda So omaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaam ac) oo haatan ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa soo jawaabay, kadib eedeymo culus oo uu jeediyay madaxw eynihii hore ee Hir Shabe lle, Md. Maxamed Cabdi Waare, ka as oo ku qa aday weerar cul us oo ganbasho la’aan ah.

Waare oo haatan ah erga yga madaxwe yne Xasan Sheekh u qaabilsan ilaalinta ray idka ee goobaha colaada ha ayaa waxa uu wasiirka gaashaan dhigga ku eedeeyay in uu masuul ka yahay askartii iyo saraaki ishii ay Shabaab ku dishay weeraradii Galcad iyo Cowswayne.

Waxa uu sheegay in wasiirka uu ciidan ka shirqool dhexda ka galiyay, kadib markii uu am aro qaldan uu bixiyay, isagoo hareer maraya taliyayaasha xoogga dalka, taasi oo keentay in halkaasi lagu laayo ciidamo iyo saraakiil, sida uu hadalka u dhigay.

"Wasiirka gaashaandhigga amaro qald an oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo badan iyo saraakiil uu ku jiro Xasan Tuure. Lacago ay uu siin jiray taliyaal urur, taliyaal horin iyo kuwa kale, kumanaan kun ayuu na u diri jiray,” ayuu yiri siyaasiga Maxa med Cabdi Waare.

Intaas kadib wasiir Jaamac oo la hadla yay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa soo ja waabay, wuxuuna tilmaamay in dadka ka soo horjeedo ee eedeynayo ay ku hadlay aan af Khawaarij, ayna ka soo horjeedaan howlgallada socda.

"Waxaa nalaga rabaa inaanan dheg jal aq u siin wax walba oo xun iyo eray walba oo xun oo ka soo yeeraayo Khawaarijta, iya ga oo soo ma rinaayo af Khawaarij, iyaga oo soo marinaayo dad isku ekeysiinaayo dad adiga kuu naxaayo ama qarankaan u naxayo” ayuu yiri Jaamac.

Sidoo kale wuxuu ku daray "Waxaa nal aga rabaa inaan isku dhaarsano annaga oo xor ah iyo dalkeenna oo xor ah wax ka sokeyso oo na qancinaayo inaynan jirin”.

Cabduqaadir Maxamed Nuur oo hada lkiisa sii wata ayaa xusay inay ka wasiir ah aan ka go’an tahay in dalka oo dhan laga ciribtiro koo xda Al-Shabaab.

"Annaga kaliya waxaan u taaganahay in Khawaarij dalka aan ka sifeyno fasiraaddii doo no haloo sameeyo ciddii doonto waxa ay rabto haku tiraahdo” ayuu hadalkiisa sii raaciyay

Taliye Cabdimadoobe oo ku hanjabay in uu qabsan doono duleedka Burco

Taliye Cabdirashiid Xuseen Cali Cabd imad oobe oo kamid ah saraakiisha ugu caansan ciid amada SSC Khaatumo ayaa sheegay in xudu uda SSC tahay duleedka Burco isla markaana loo bahanyahay in la gaadho Taliyaha oo goob munaasibad ah hadal ka jeed iyaymagaalada Laascaanood, ayaa sheegay in loo bahanyah ay in la qabto magaalooyin ay ku jirto Caynaba.

"Ma aaminsani Guumays in ay tahay xud uudkayaga, xuduuduna dee xuduud dal maa hee, waa xuduud beeleed, xuduuda Dhulbahan te waa la yaqaanaa, hadii ay tahay Labadagaat ama iyo Caynaba, waa duleedka Burco" ayuu yidhi Cabdimado obe.

Waxa kale oo uu ciidamadiisa ku dhiiriga liyay in ay weeraraan goobo kamid ah gobolka Sanaag oo uu sheegay in ay Somaliland ka ha ysato.

"Gobolka Sanaag qaybta aynu ka dagno ee cidkale ay gacanta ku haysana waan garanay naa, Jamaahiirta iyo halga mayaasha waxa la ga rabaa dhulka inta maqan in ay soo celiyaan, waa in Burco duleedkeeda laysku horfadhiyaa" ayuu yidhi Cabdimadoobe.

Colaada ka tagaan gobolka Sool ayaa laga cabsiqaba in ay markale dib u qaraxdo iyadoo Taliyaha Ciidamada Somaliland Nuux Ismaaciil Taani uu isna dhankiisa ku hanjabay in uu qaa di doono weeraro cusub.

Marwada madaxweynaha Maraykanka oo laga helay Covid-19.

Marwada koowaad ee Mareykanka Jill Bi den ayaa laga helay Covid-19 isniintii waxayna la kulantay astaamo fudud, Aqalka Cad ayaa sidaas sheegay.

Haweenaydan 72 jirka ah oo la talla alay, wa xay sii jo ogi doontaa gur iga Reho both Beach, Dela ware, halkaas oo iyada iyo Madaxweyne Joe Biden ay ku qaateen qayb ka mid ah dhamaad kii todob aadka.

Madaxweynaha oo mar ka xaaskiisa laga he lay kadib laga baaray cu durka ayaa laga waa yey. Kadib wuxuu dib ugu noqday magaa lada Washington habeenkii Isniinta.

Joe Biden, oo 80 jir ah, "ayaa mari doo na baa ritaanno joogta ah usbuucan wax aana lala soc on doonaa caafimaadkiisa”, ayey tiri afhayeen u hadashay.


Puntland oo Heshiisiineysa laba Beelood oo dagaalamay

Waxaa magaalada Qardho ka furmay shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo ku dhex-martay deegaanka Sheerbi ee de gmada Waaciye ee gob olka Karkaar. Shirkaan ay aa la doo nayaa in lagu tur xaan bix iyo wixii dhib ah ee dha cay, sidoo kalena xal waara iyo dib u heshiisiin loogu sameeyo beelahaas walaala ah si ay na bad iyo wadajir ugu noolaadaan. Shirkaan daahfurkiisa waxaa ka qayb-gallay Wasiirka Wasaarada Beeraha Puntland Ax med Shire, Wasiirka tamarta, ma cdanta iyo kha yraadka dabiiciga ah Carshe Aw muuse, Wasi iru dawlaha deke daha Yuusuf Maxamed waca ys dhado, Wasiir ku xigeenka dakhliga Carshe Puntland , gudoomiyaha gob olka Karkaar Ca bdi Said Osman, Gudoomiye ku xigeenka gob olka Bari Axmed Xaaji, Tali yaha qaybta boolis ka gobolka karkaar G/sare Xuseen Cali Maxam uud, Gudoom iyaha max kamada gobolka Kar kaar Abuu kar Cabdinuur, gudoomiyaha degm ada Waaciye Isxaaq Axm ed Xasan, Agaasime ku xigeenka madaxtooya da Puntland Cabd iris aaq Cali Cartan, masuuli yiin dawladeed, aqoon yahan iyo odayaasha labada dhinac.

Odayaasha ayaa maalinta beri bilaabaya la fa-gurka iyo xal u helista shaqaaqadaas ka dha cday deegaanka Sheerbi.

Mareykanka oo mallaayiin dollar ugu dee qay Ciidamada dowladda Soomaaliya

Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa $2 milyan oo dollar ku wareejisay San duuqa Taageerada Qar amada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) si loogu xoojiyo dagaal ka ka dhanka ah Al Shabaab.

UNSOS waxay taageertaa Ciidamada Ammaanka Sooma aliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soo maaliya (ATMIS) ee howlgall ada wadajirka ah ee ka dhan ka ah al-Shabaab ka wada dalka.

lacagtaan ayaa lagu maalgelin doonaa gaad iidka, daadgureynta iyo daawaynta Ciidamada Ammaanka Soomaaliya iyadoo la raacayo waajibaadka UNSOS.

"Waa muhiim in ciidamada ammaanka ee Soo maaliya iyo kuwa ATMIS ay helaan taageerada saadka ee xooggan ee loo baahan yahay si loo ga adkaado al-Shabaab goobaha dagaalka,” ayuu yiri Shane Dixon, oo ah Sii-hayaha Safaar adda Mareykanka ee Muqdisho.

"Waan ku hanweynahay inaan taageerno UNSOS, oo ah saaxiibka muhii mka ah ee Mar eykanka iyo Soomaaliya hadafkeenna aan wad aagno ee horum arinta nabadda.” UNSOS wax aa hadda loo igmaday in ay taageerto 15,900 oo ka tirsan Ciidanka Amniga Somaliyed marka loo eego baahiyaha saadka ee gaarka ah.

"Tabarucdani waxay ku soo beegantay waqti ku habboon waxayna si togan u saamayn doontaa hawlaheenna ku aaddan bixinta taage erada saadka ee degdegga ah ee Ciidamada Ammaanka Soomaaliya. Taageeradaan waxaa mid waajib ku ah Golaha Ammaanka ee Qaram ada Midoo bay, waxaana mudnaanta fulinta taa geeradan dejisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya,” ayay tiri Aisa Kirabo Kacyira, Mad axa UNSOS.

Xil. Maxamed Abiib: Hadii maalinba wax re ero ku taliyeen la aqbalayo reero ayaa la wadayahay

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah xu bnaha Golaha Wakiilada Som aliland, ayaa wa x laga xumaado ku tilm aa may in la aqbalo go'a am adii ay madaxda dhaqanku ka gaadheen khilaafkii do orashooyinka Somal iland.

Waxa uu sheegay in xeer sheegaya in la qa bto doorasho isasaar ah hore loo sameeyay lak iin markii danbe daaqada laga tuuray, kadibna markii odayaashu doorasho isasaar ah go'aam iyeen hadana la aqbalay.

"Golaha wakiiladu Dorr aad xeerkii uu sameeyay ay aa la diiday, xeer kale oo odaaal keeneen ayaa la aq balay Dorraad, golaha wakiiladu goorma ayuu saxsanyah ay, Dorraad ragii diidana ayaa Dor raad ku dag aalamayay" ayuu yidhi Abiib.

Waxa uu sheegay in doorashada isasa arka ah uu isagu hore usoo jeediyay lakiin sharcig eedii la laalay, Dorraadna iyada oo aan cidna la gala tashan la meelmariyay, Guddoomiyaha Ur urka Hilaac Axmed Ism aaciil Samatar ayuuna ugu baaqay in isna beeshiisa la shiro.

"Hadii maalinwalba wax qabiil gaar ahi ku soo shiro ay qaranka ka shaqaynayso, dee qab iilo ayaa la wadayahay iyo reero, reer reer ku qasbanina ma jiro, lakiin dantii aan wada qoran ay iyo dastuurkii hadii laga boodo Axmed Ism aaciil Samar kalay Awdal shiri ayaan leeyahay" ayuu yidhi Abiib.

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Gol aha Wakiilada Cali Xaamud Jibriil, oo u jawaa bay Abiib ayaa ku tilmaamay shakhsi aan daa cad ahayn oo waxa uu sheegayo aan aaminsa nayn, isaga oo sheegay in Abiib uu ka mid aha ragii kursiga golaha dhaafiyay reer Awdal ee dagaalka ka galay in aanu ku guulaysan.

Qarax Is-maadaamin ah oo Dorraad ka dhacay Degmada Maxaas

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamin ah oo Dorraad ka dha cay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, xilli uu degmadaas maalintii saddexaad uu ku su gan yahay Madaxwe ynaha dowladda Fe deraalka Xasan Sheekh Max amuud

Qarax oo ahaa mid loo adeegsaday gaa ri la ga soo buu xiyay waxyaabaha qar xa ayaa ku qarxay banaanka hore ee deg mada Maxa as, waxaana la sheegay in ciidanka ammaanka ay Qori weyn ku dhuft een gaariga oo noociisu ahaa Laangur uusal.

Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhin aty ninkii waday gaariga waxyaabaha qar xa laga soo buuxiyay, lamana soo sheegin khasaaro qaraxa kasoo gaaray ciidamada MacawIsleyda iyo kuwa kale ee amm aanka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max camuud ayaa xilliga qaraxa dhacayay ku sugnaa xero ciidanka dowla dda leeyihiin, waxa uuna halkaasi kula had layay ciidankii goobta joogay, isagoona sii watay hadalkiisa xilli uu dhacay qaraxa xoo ggan. Madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud ayaa degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ka wada kulamo uu la qaa danayo saraakiisha ciid amada xoogga iyo siy aasiyiina, isagoona kala hadlaya dardar-gelinta howlgalada lagula daga alamayo Al-Shabaab

Ubah Cabdulahi AdenOslo, Norway

https://www.ubahaden.com/

Ciidamada Israel oo weeraray, dilalna ka geystay daanta Galbeed

Ciidamada Israa’iil ayaa dilay dagaalyahan Falastiini ah intii lagu guda jiray weerar ay ciid anku ka fuliyeen Daanta Galbeed sida ay she egeen saraakiisha caa fimaadka Falastiin.

Dhacdo kale dhulka la haysto nin Falastiini ah ayaa rasaas ku furay askarta Israa’iil, isagoo dhaawacay hal askari ka hor inta aan la toogan oo la dilin. Weerarkii subaxnimadii hore ee mili tariga ay ku qaadeen xerada qaxootiga ee Nu ur Shams oo u dhaw magaalada Tulkarem ee daanta galbeed ee waqooyiga daanta galbeed Talaadadii Dorraad ayaa sababtay in ay is rasa aseyn dhex marto ciidamada Israel iyo Malee shiyaad Falastiini ah. Ciidanka ayaa sheegay in ciidamadu heleen oo ay burburiyeen bakhaar walxaha qarxa lagu keydiyey. Dadka deegaan ka ayaa wadaagay muuqaalo cagaf-cagafyo ah oo jeex-jeexay dhammaan daamurkii yaallay waddada weyn ee xerada.

Ciidanka ayaa sidoo kale sheegay in askar ta ay weerar kala kulmeen dabley hubeysan, ka dibna ay rasaas ku fureen dad Falastiiniyiin ah oo sidoo kale gubayay taayaro, sidoo kale na tuurayay walxaha qarxa.

Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa ninka la dilay ku sheegtay in lagu magacaabi ji ray Ayed Abu Harb oo 21 jir ah, waxayna she egay inuu u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaasta madaxa. Kooxda Falastiiniyiinta ee Isl amic Jihad ayaa markii dambe sheegtay in Abu Harb uu xubin ka yahay.

Wax yar ka dib markii weerar lagu qaaday dhismo la sheegay in ay ku shirayeen dadka Yuhuuda ah, ciidamada ammaanka Israa’iil ay aa u diray deegaanka u dhow Route 90, oo ah jidka halbowlaha u ah dooxada Urdun, waxay ku arkeen nin Falastiini ah oo hubaysan, kaas oo ay sheegeen in uu rasaas ku furay oo uu dhaawacay askari.

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ciidama du ay toogteen ninka la sheegay inuu falastiin iiinta ahaa. Wasaaradda caafimaadka Falastiin aya sheegtay in falastiiniyiinta la dilay iyadoo aan la sheegin cidda uu yahay.

Weerarada ka dhanka ah Falastiiniyiinta ee ka dhanka ah Israa’iiliyiinta ayaa sare u kacay iyadoo militariga Israa’iil ay xoojiyeen howlgalla da lagu xirayo Daanta Galbeed. In ka badan 30 qof ayaa lagu dilay weerarrada Falastiiniyiinta ee ka dhanka ah Israa’iiliyiinta tan iyo bilowgii 2023-kii.

In ka badan 180 falastiiniyiin ah ayaa lagu di lay rabshadaha, iyadoo ku dhawaad kala bar dadkaasi ay xiriir la leeyihiin kooxaha u dagaal ama xoriyada Falastiin, sida lagu sheegay tiro koob ay sameysay wakaaladda Wararka ee AP. Israa’iil waxay sheegtay in dadka dhintay ay u badan yihiin maleeshiyaad, balse dhallin yaro dhagax-tuuraysay oo ka gadoodsan

duullaannada iyo sidoo kale dad aan ku lug lah

ayn iska-horimaadyada ayaa iyaguna dhintay.


QABIIL IYO QURUNKIISA QURBO UGU IMOOW!


Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga dhigayaa in inteena badan ee qurbaha ku nool aan nahney dad shaqeysta, ku liita is-dhexgalka umaddaha ay la nool yihiin. Waxaan u badan nahney dad jismi ahaan qurbo degan, qalbi ahaanse weli dalkaa jooga.

Sunta qabiil waxey soo baxdaa markey timaado tartar doorasho awood. Ha ahaato tartar siyaasadd ama tartan maamul jaaliyadd ama maamul masaajid. Qabiil ahaan baa laysku ololeeyaa qabiil ahaana baa laysku xumeeyaa. Waxaa garan kara oo xanuunka ay leedahey suntaa qabyaaladeed dadka isku soo sharaxey jagooyinkaa!

Hadda iyo markii hore!

Dorraad waxaan ka mid ahay 59-ka xildhibaano ee Golaha Oslo, una xilsaaran maaraynta nolosha, nabadda iyo horumarinta 700,000 ee qof ee ku nool degaankaa Oslo.

Saddex jeer baan doorasho u tartamey. Labo jeer waxey aheyd doorasho degaanka oo aan ku guuleystey, midna waxey aheyd doorasho barlamaan. Saddexdaa jeerba tartanka doorasho ee jirey, soomaalida dhexdeed waxa uu ahaa mid ku saleysan qabiil iyo qurunkii. Hadaad qabiil yar ama qabiil dadkiisu ku yar yihiin meesha aad joogto aad ka soo jeedo, beertaa ku jirtaa.

Maadaama muruq-maalnimadda ay nagu yar tahey, sheekeentana ay nagu badan tahey waxaa laysku isticmaalaa telegramka xanta oo miig ka dheereeye. Waxaa laysku amri in qofkaa oo qabiil hebel ah loo codeeyo, iyadoon waxba lays weydiineyn waxa uu yahey qofkaa. Faa`iidada iyo qasaarada ay leedahey xisbiga uu matalayo.

Hadii nidaamka la fahansanaan lahaa, layskuna kalsoon lahaa waxaa awood loo yeelan lahaa in la fahmo awooda ay codeynta leedahey. Oo xisbigaa loo codeenayo, codkaagana uu u baahan yahey baa wax lagula heshiin lahaa umaddana dan ugu jirto, xisbigana markaad la xisaabtanto wuu ku qiimeyn. Oo awood laga baqdo baad noqon. Halka dadkeena ay taa cabsi u arkaan. Hadii wax la maqlayo waxaa la fahmi lahaa in loo wada codeyn karo inta sharaxan oo dhan, iyadoon qabiil loo eegeen. Oo isku iskuduubnaan baa xoog badin laheyd, keli cararid. Sida hadda qurbaha ka jirta. Nasiib xumo, heerkaa fahan, weli reer qurbo meynaan gaarin.Dhibkaa is qabyaaladeynta qurbo oo dhan ayuu ka jiraa, qaasatan dalalka ceyrta bixiya. Kumana eka oo keliya u tartanka siyaa sadda, ee waxuu kaloo ka jiraa masaajidada iyo jaaliyadaha. Hoga anka masaajidada ayaa ku dhisan intaoo da badan 4.5. Waxey masaajidda maamul aan dhaqaale aad u tiro badan. Mid dhan ka dawladda laga helo iyo mid dadka laga qaato. Awoodaa dhaqaale ee xooga badan waxey sababtey in qabiilo laga foociyay nidaamkii 4,5 sidaa midaa dhaqaale ay koox go`an gacanta ugu dhigto. Jaaliydaha waa sidaa oo kale. Ma jirto hal jaaliyadd oo somali weyn oo dhan matasha. Jaaliyadda ha oo dhan waa hal qabiil ayay ku dhisan yihiin. Halkii qabiil laftigiisii baa dabin isku dhigaya markey doorasho timaado.

Isku dayashada xun oo halista leh

Markii ugu horeysay ee aan musharax noqdo waxay ahayd 2011- Xiligaa qurbajoogta siyaasadda ku jirta aad bey u yaraayeen. Oslo-ahaana, waxaan ahayn Soomaalidii ugu horreysay ee siyaasadda ka dhex muuqata. Waxaanu aheyn dad dhan walba ka dhisnaa. Haddase siyaasaddii qurbo waxey noqotey sidii taksiilanimadda oo kale. Hal mar baa lagu wada yaacey oo laysku wada deydey. Xisbiyaddana waxey fahmeen sida nalooga faa`iideysan karo, umaddaha kalana aan lagula dhici karin. Waxey garteen in aan nahney dad aan isku xirney, dad wax fahmaya, dad qabyaalad iskugu hiiliya codkana si fudud looga heli karo.

Waxaa maalmahan Norway ka socda labo doorasho oo isku dhexjirta. Mid gobol iyo mid xaafad. Soomaali badan baa u sharaxan doorashooyinkaa iyo dhawr ajaanib ah oo umaddaha kale ka kala socda. Ajaanibkaa iyo soomaalida sharaxan toogtan waxey ku kala gedisan yihiin, ajaanibka sharaxan waa miida umadooda. Waa dad waxbarasho jeer jaamacadeed heysta, xirfadooyin shaqo oo kala gedisan wata. Waa dad xisbiga ay matalayaan fahansan siyaasadiisa, xafidsana taariikdiisa. Halka, kuwa anaga noo sharaxan qaarkood weligood aan soo shaqeyn, luuqada si wacan u aqoon, qaar waxaa lagu xantaa in ay dembiyo soo galeen. Dad noocaa markaad qabiil ugu codeyso oo ay ku matalayaan, horeyna laguugu yaqaaney inaad ka timid dad aad isku xirney, rajada iyo qiimaha aad suganeysaa maxey tahey?

Nasiib xumo, waxaan la og`sooney markey doorashooyinka soo dhamaadaan, baa bahdilidii runta aheyd bilaabataa. Intii ku guuleysatey doorashooyinkaa oo xildhibaano noqda, baa waxaa laysku kala qeybin gudiyo kala gedisan. Waxaa xisbi ahaan iyo gudi ahaan layska diiwan geliyaa qof walba iyo aqoontiisa iyo xirfadiisa (CV-ga) waxa ay tahey. Intii aad isku gudi noqotaan waxaad heleysaa qof walba CV-giisa iyo awoodiisa, oo aad ku xurmeynaa qof walba iyo maqaamkii. Beri ka maalin markaad dood isugu timaadaan ama wax idin dhex maraan waad taqaan qofkaa waxa uu ka sameysan yahey. Qof dhisan qiimo ayuu muteystaa, oo bahdilid waa magan galaa. Kuweena oo magac soomaali kugu matalaya, maqaam intee le`eg bey helayaan markey la yimaadaan mashaqeyste iyo ceyr qaate baan ahey? Umadahaan ajaanibka ah ee aan la noolnahney, wey leeyihiin iskala qeyb-qey bintaa dhexdood.

Ha ahaato mid ku sal eysan diin, qabiil, midab ama dabaqa dda nolasha (social status). Iskala qeybintooda aad bey u xuduudeysan tahey oo laysma dhexgeli karo. Halka anaga aynaan xuduud laheyn, oo aan nahney dad is guursanaya, oo is dhexgaley hadana is colaadinaya. Bal labadaa nidaam kii daran, akhristoow go`aanka adigaa iska leh!

Sababta ay qabyaaladda qurbaha ugu xoog badan tahey waxaan ku saleyn karaa labo duruufooyin. Midi, horaan u soo sheegey oo waa is-dhexgalka nolosha qurbo oo aan weli lala qabsan. Iyo dadka qurbo yimid oo u badan dad dhawaan yimid. Oo aan dhisneyn.

Tan kale, labadii dabaqadood oo qab-dhismeedkii bulshada somali ku dhisneyd, oo reer Miyi iyo reer Magaal oo kala qeybsanaa baa dagaalkii markuu dhacey isku darsoomeyn. Qurbaha waxaa isugu yimid dad ka kala socda dabaqadahaa isku qasmey. Waxaa qurbaha lagu arkey dad aan weligood magaalo soo arag, oo nolosha meeshii ugu sareysa laga sugayo in ay la qabsadaan, iyagoon dhaqan celis la siin. Taana waa waxa kalifey in qabyaalad awood weyn ku yeelato qurbaha!

Booliska Ugandha oo fashiliyey qaraxyo ku wajahnaa caasimada Kampala

Booliska Uganda ayaa sheegay inay xireen shan qof ka dib markii ay ka heleen agagaarka caasimadda Kampala walxaha qarxa, kuwaa

soo lala xiriirinayo kooxo Islaamiyiin ah, sida ay sheegeen ciidam ada.

Kooxdan oo la yira ahdo Allied Democr atic Forces (ADF) ay uu saldhigoodu yahay kaymaha bariga Jamhuuriyadda Dimu qraadiga ah ee Congo waxayna sheegaan inay daacad u yihiin Kooxda Dawladda Isla amiga ah, iy agoo weeraro dad rayid ah ku dhinteen ka geys tay bartilmaameedyo mili tari oo ku yaal Congo iyo Uganda laba daba.

Maamulka Uganda ayaa xiray tuhmane 1a ad oo bam ku watay bannaanka kaniis ad la soo buuxiyay Axaddii, taasoo dhali say ugaarsi horseeday in shan kale la xiro, lagana soo sa aro shan kale oo walxaha qarxa ah, sida ay bo oliisku sheegeen.

Bambaanooyinka ayaa si nabad ah loo qa rxiyay, waxaana la helay alaabo ay ka mid yih iin masaamiir, baytari iyo budo, sida ay bool iisku ku sheegeen hadal uu soo saaray galinkii dambe ee Isniintii.

"Xaalado khatar ah ayaa weli jira, xafl adaha iyo goobaha cibaadada shay kasta oo laga sha kiyo waa in la baaraa, dhaq dhaqaaq ama dhaq an aan caadi ahayn,” ayuu yiri boolisku.

Weerarada lagu eedeeyay ADF iyo Daac ish ayaa waxaa ka mid ah xasuuq loo geystay 42 qof oo u badnaa arday bishii June ee sanad kan, iyo weeraro ismiidaa min ah oo dhacay

2021 kuwaasoo ay ku dhinteen 7 qof




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip