
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 4-TA SEPTEMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Ma xamuud oo ka duulaya dardar galinta how galada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada ud ub dhexaadka u ah hal ganka dib u xoreynta dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mud dada uu joogo Maxaas kala hadlaya sara akiisha ciidamada qaranka, kuwa haly ee yada difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, sidii ay u laban-laabi lahaayeen doorkooda dagaalka ka dhanka argagixisada oo ay dadka ree Hiiraan ku wajaheen si geesinnimo & isku-duubni leh.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh oo muddo bil ah u jooga gobolada dhexe ee dalka hawlgallada dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa hoosta ka xariiqay in dag aalka ka dhan ka ah argagixisada uu socon doono inta laga ciribtirayo dalkeenna
Duqa Muqdisho oo shacabka Caasimadda u diray farriin la xiriirta Dagaalka AS
Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/ Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo ka qeyb galayay kulan lagu taa geerayey howlga llada lagula dag aalamayo Al-Shabaab ay aa shee gay in dhammaan shacabka G/ Banaadir looga baahanyahay in ay si wadajir ah uga qeyb galaan dagaalka
Duqa muqdisho ayaa waxa uu bogaad iyay guulaha ciidamada iyo kuwa degaan ka ay ka soo hoyeen howlgalka socda, wa xa una Gana casatada,odayaasha dhaqan ka iyo dhallinya rada faray in ay muujiyaan kaalintooda ku aadd an dagaalka.
"Dadka kulamada looga arrinsanayo ka qe ybgalka dagaalka aan imaan ama ka dhuuman ayo cabsi Shabaab awgeed, wax aan tuseenaa in sida cadawaga ay uga cabsanayaan si lamid ah nooga cabsad aan, Xabsiga ayana la dhiga yaa”,sidaa waxaa yiri Guddoomiyaha G /Banaadir
Dalka waxaa ka soconayo howlgallo ballaar an ay wadaan ciidamada xoogga dalka oo kaa shanayo kuwa degaanka ,iya doo degaanno badan laga saaray Al-Shab aab.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud ayaa in muddo ku sugan yahay M/Dhuusama reeb halkaa oo uu ka wado dar-dargalinta daga allada lagula jiro Al-Shab aab,wuxuuna Shalay Aaday degmada Maxaas ee G/Hiiraan
MW Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay wafdi sare oo ka socday Q/Midoobay
Wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoo bay oo uu hogg aaminayay Ka aliyaha Xoghaya ha Guud ee Waa xda Taageerada Hawlgallada Atul Khare ayaa Shalay boo qasho ku tagay M/Dhuusamareeb ee caasi madda Maamulka Galmudug.
Wafdigaan ayaa kulan gaar ah la qaa tay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Ma xamuud oo todobaadyadii ugu dambeeyay ku sugnaa Dhuusamareeb oo uu halkaasi u joog ay dardar-gelinta howl galka lagula dagaala mayo Al-Shabaab.
War kooban oo la soo dhigay barta X ee Mad axtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha iyo Kaaliyaha ay ka wad hadle en arimo ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, bixitaanka ciidanka ATMIS iyo taageerada UNSOS ee Soomaaliya kaddib bix itaanka ATMIS.
Atul Khare oo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xukuumadda ku boggaadiyay dadaala ay u gu jiraan sidii Soomaaliya u noqon laheyd mid Nabad ah iyo sidii loo dardar-gelin lahaa dagaa lka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Dibedbax weyn oo ka dhacay Muqdisho & RW ku-xigeenka oo ka qeyb galay
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Md. Saa lax Axmed Jaamac iyo masuuliyiin kale ayaa Shalay ka qeyb galay dibad-bax lagu taageera yey Ciidanka Qaranka ee dagaalka kula jira al-shabaab
Shacabka ku dhaqan 17-ka degmo ee gobolka Banaadir oo isugu soo baxay barxadda Daljirka Dahsoon ayaa cod dheer ku sheegay inay barbar taagan yihiin ciidanka qalabka sida iyagoo ballan qa aday inay is abaabuli doonaan xoojinna doon aan wada-shaqaynta iyo garab istaagga Cii danka.
Raiisul Wasaare Ku-xigeenka oo shacabka kula hadlayay faraagaraha daljir ka ayaa shee gay in al-shabaab gabbalko odii dhacay lagana adkaan doono wakhti aan fogayn.
Waxaa uu ku ammaanay maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka ku dhaqan caasimadda Muqdisho kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin taageerada halganka dal ka looga xoreynayo al-shabaab.
MURSAL: Baydhaba lagama soo bixi karo, lamana tegi karo
Guddoomiyihii hore ee G/Shacabka Sooma aliya, Md.Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxm aan oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda dadag ee ka jirta magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Ugu horreyn Mursal oo haat an ah xildhibaan ka tirsan baarl amaanka Soomaaliya ayaa DFS ku boggaadiy ay duulaanka ay ku qaaday kooxda Al-Shabab, kaas oo uu hadda xoogiisa ka socdo deegaan ada Galmudug iyo sidoo kale HirShabelle.
Maxamed Mursal ayaa intaas kadib si adag uga hadlay go’doonka ay Al-Shabaab geliyeen M/Baydhaba, isaga oo tilmaamay in aan la ge lin karin, lagana soo bixi karin magaaladaas oo caasimad kumeel gaar u ah dowla dgobol eedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
"Caasimada KMG ah ee Baydhaba hal kiilo mitir lagama soo bixi karo, lamana tegi karo way go’doonsan tahay, waa la socotaan degm ooyin ayaa go’doonsan toban iyo dhowr sano oo waxyaabaha daruuriyaadka ah u gudbi ka rin” ayuu yiri guddoomiyihii hore Baarlam aanka.
Sidoo kale waxa uu farriin u diray hogga anka Koonfur Galbeed, isaga oo ka dalbaday in uu u istaago wax ka qabashada dhibaatooyinka adag ee ka jira deegaanada maamulkaasi.
"Waxaan leenahay nidaamka meesha ka jira adigaa laga rabaa inaad shacabka goobaabi sid, inaad dagaal gelisid si ay isaga qaadaan gumeysigaas” ayuu raaciyay.
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo hadalkiisa sii wata syaasiy iinta iyo dadka deeg aanka ugu baaqay inay qaataan doorkooda, ayna ku biiraan dagaalka Al-Shabaab.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo la filayo in wajiga labaad ee dagaalka uu ka billo wdo Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo ay ku sugan yihiin xubnaha Al-Shabaab.
Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay in ay noqoto xubintii siddeedaad ee Ururka EAC
Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay in ay noqoto xubintii sideedaad ee Ururka Bul shada Bariga Afrika (EAC), oo ah urur gobol eed u heellan horumarinta dhaqaalaha, siyaasa da, bulshada, iyo is dhexgalka dhaqanka ee dalalka xubnaha ka ah.
Horumarkan ayaa daba socda gabagab ada sagaal maalmood oo wada-xaajo odyo xoo ggan oo ka socday magaalada Nairobi ee dal ka Kenya, kaas oo ku saabs anaa ka mid noqo shada Soomaaliya ee EAC.
Natiijooyinka wada xaajoodyadan ayaa loo gudbin doonaa madaxda EAC inta lagu guda jiro shir madaxeedkooda bisha Nove mber ee sanadkan.
Shir madaxeedkan, ayaa lagu go’aamin do onaa go’aanka ugu dambeeya ee xubin nimada Soomaaliya ee EAC. Soomaaliya ayaa tan iyo sanadkii 2012 ku raad joogtay xubinnimada EAC, markaasoo ay markii hore gudbisay cods igeeda.
Hawlgal xaqiijin ah oo EAC ay samay say Janaayo 25 ilaa Febraayo 3, 2023, ay aa lagu xaqiijiyay in Soomaaliya ay buuxi say shuruud aha ogolaanshaha ee ku xus an heshiiska EAC.
Xubinimada Soomaaliya ee EAC ayaa waxay u dhigantaa in ay suuq weyn u he sho wax soo saarkeeda iyo adeegyade eda, koro dhka fursadaha maalgashi, kaab ayaasha dha qaalaha. Intaa waxaa dheer, waxay fududeyn doontaa iskaashiga arr imaha xuduudaha ee ka la duwan. Dhanka EAC, waxay uga dhigan tah ay balaadhinta gaaritaankeeda iyo saameynte eda gobo lka.
Gud/G/Banaadir oo shir guddmiyay kulanka Guddoon ka sare ee Maamul ka G/B/dir
Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/ Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Mada ale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoon ka sare ee Maamul ka G/ Banaadir oo looga hadlay Horu marinta Caasimadd a, Amniga, Dib-u-dhiska, Dhaqaalaha iyo Taagee rada Daga alka ka dhanka ah Khawaa rijta.
Duqa M/Muqdisho ayaa war bixino ka dhagey stay Guddoomiye Ku xig eenada Maamulka G/Banaadir, Xog hayaha Guud &Taliyaha Ciid anka Ilaa linta Deegaanka Xamar, Asigoona far ay in la dar-dargeliyo Shaqooyinka Maamulka G/Banaadir iyo D/Hoose ee Xamar, si Bulsha da Caasimadda iyo kuwa G/Banaadir ay u hel aan adeeg hufan.
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tag ay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta ca shuuraha
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhl iga Dowladda, wasiirka Maaliyadda XFS Md. Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafii syada ku howlan dakhli soo saarka iyo uruurin ta cashuuraha.
Wasiirka Maaliyadda ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Da khliga W/Maaliyadda Fays al Maxamed Xaashi & Aga asimaha Waaxda Cashuuuraha Barriga C/hi Nuur Shirboow. W/Wasaaradda Maaliyadda XFSBiixi Imaan Cige ayaa ku dhiirigaliyay ko ox da ku howlan arrimaha dakhliga iyo cashu uraha oo laf-dhabar u ah shaqooyinka Was aaradda Maaliyadda.
W/Maaliyadda XFS waxa ay ku dadaaleys aa sare u qaadidda dakhliga, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dhameys tirka shuruudaha deyn-cafinta.
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka oo gaartay D/Doolow ee G/Gedo
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dho wrka Qaranka Marwo Suuban Cabdin uur Ga as oo ay wehliyaan masuuliyiin kati rsan hay’ addaSoBS oo gaartay Degmada Doolow ee G/Gedo ayaa Shalay kulan la qaadatay Mada xweyne ku xige enka 1-aad ee Jubbaland Md .Maxamuud Siyaad Aadan iyo Masuu’liyiin kale oo katirsan Jubbaland.
Shirkan ayaa waxaa Goo bjoog ka haa Mudanayaal katirsan G/Shacabka BJFS, Xubno ka tirsan G/Wasi ira da Jubbaland, Maamulka Gobolka Gedo iyo kan degmada Doolow.
Kulanka ayaa inta badan diiradadda lagu saaray iskaashiga iyo meel marinta Hay’ada Taya Dhowrka Qaranka iyo wad ashaqeynta maamulka Jubbaland.
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Shalay booqday Isbitaalka Dayniile
Wasiir Caafimaadka XFS ayaa ku soo waree gey dhammaan qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Isbitaalka oo isugu jiray qeyb sha qeeya iyo qeybo aan lagu shaqeyn isla markaa na aan dhisnayn, waxa uuna sidoo kale dul ista agey bukaano xaalad dooda Caafimaad lagula tacaalayey Isbit aalka.
Wasiirka ayaa sheegey in Isbitaalka Dayniile uu kamid yahay Isbitaal Do wladda,W/Caafimaadkana ay ka shaqeyn doonto sidii Shaqaalaha Isbitaalka ay u helli la haayeen Xuquuqdooda maada ama Isbitaalku ka mid yahay Public Hospitals-ka.
Maamulka Isbitaalka Deyniine ayaa faahfaah in ku saabsan waxyaabaha uu qabto Isbitaalka iyo Caqabadaha haysta ee ku horgudban u shar axay Wasiirka Wasaradda /Caafimaadka D/B/ XFS wa xa uuna bogaadiyey dhamaan Hey’ada ha, Ganacsatada, &dadka deegaanka oo ka shaq eeyey in Isbitaalku halkan soogaaro Shalay.
Wasiirka ayaa sidoo kale furay qeybta dawe ynta Isku-furanka oo laga hirgelliyey Isbitaalka Deyniinle waxayna qeyb ka tahay horumarada uu ku tallaabsanayo Isbi taalka maadaama uu qeybaha Isbitaalka oo dhami loogu adeego bul shada deegaanka.
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bul shada Xukuumadda Federaalka Soomal iya Wa xaa ka go’an Horumarinta Caafima adka guud ee dalka iyo sidii bulsho waynta Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen adeeg Caafimaad oo tayo leh.
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulm ay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Madaxweynaha dowlad Goboleedka K/Galb eed Md.Cab dicasiis Xasan Maxa med Laftagar een ayaa Shalay qaa bilay Madaxa Hay’adda UN DP ee Soomaaliy a Mr Lionel Laurens.
Kulanka oo ay ka qeybgaleen Xubnno ka ti rsan Golaha Wasiirada maamulka ayaa la isa ga Xog-Waraystay Sidii loo Xo ojin lahaa Wada shaqaynta maamulka iyo Hay’adda UNDP.
Cali Jeyte "Mar hadii aan waxba la isku ogoleyn ma dhici doonto in raali la wada ahaado, mana dayici doono dadkeyga"
Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrimo badan oo la xariira safarka madaxweynaha dowladda Fedaraalka, dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo go'aankiisa siyaasadeed.
Madaxweyne Jeyte ay aa sheegay in Maxaas uu Sha lay tagi doono madaxwe yne Xasan Sheekh Maxam uud, islamarkaana degmada ay ka soc oto aba abulka dagaalka kooxda Al-shabaab loo ga saa rayo deegaanada ay kaga harsan yihiin bariga gobolka Galgaduud.
Cali Jeyte sidoo kale xusay in madaxweyne Xasan Sheekh arrimaha uu Maxaas u imaanayo iney ka mid tahay xal u helida tabashada ma amul ee dadka reer Hiiraan ay qabaan oo mudo dheer soo jiitameysay. "Mar hadii aan waxba la isku ogoleyn ma dhici doonto in raali la wada ahaado, Soomaalidu waa dad wax isku darsa day, dowladnimada waxaan ku wada ilaasha karnaa inay dadka ka dhaxeyso" ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan.
Wuxuu sidoo kale si adag u sheegay Cali Je yte Cismaan inuu fulin doono talaabo kasta oo ay raali ku yihiin taageerayaashiisa oo aysan dhici doonin inuu meel cidlo ah kaga dhaqaaqo.
"Dadka ku nool degmada Maxaas waxaan u balan qaadayaa inaan dayici doonin rabitaanko oda, waa igu balan ilaahey inta aragtideydu la egtahay masiirkeeda inaan ku dagaalamo” ayuu yiri Jeyte oo fagaare ku yaala Maxaas kula ha dlaayay dadweyne badan oo taageersan maam ulkiisa oo halkaas kusoo dhaweeyay.
Cali Jeyte sidoo kale sheegay inuu rajo wana agsan ka qabo in waqti aanan fogeyn laga guul eysan doono kooxda Al-shabaab, isagoona ugu baaqay shacabka Soomaa liyeed iney ciidamada ku garab istaagaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Gabagabdii madaxweynaha Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud oo bishii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa inuu Shalay gaaro degmada Maxaas oo ay ku sugan yihiin ciidamadii ugu tirada badnaa iyo masuuliyiin kala duwan oo isugu jira heer fedaraal iyo heer dowlad goboleed.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka oo Dacwad Musuq maasuq kusoo oogay masuuliyiin hor leh
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ay aa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedo ka dhan ah Saraakiil ka tirsan hay'adda socdaalka iyo jinsiyada, xafiiska Hanti dhowrka guud ee qaranka iyo Wasaarradda Maaliyadda Soomaaliya.Saraakiishaan eedeysanayaasha ah ayaa dhamaantood lagu soo oogay dacwa do la xariira musuq maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne.
Eedeysanayaasha oo ka kooban ilaa 7 sar kaal oo ka shaqeynaayay xafiisyo kala duwan oo dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in dham aantood aysan ku sugn eyn gudaha dalka.
Saraakiishaan eedeysanayaasha oomagacy adooda la soo bandhigay ayaa loogu yeeray in Maxkamada gobolka ay ku hor yimaadaan mud do 30 cisho gudaheed ah, si ay isaga difaaca an dambiyada lagu soo eedeeyey.
Si kastaba ha ahaatee waxaa Maxkam ada gobolka Banaadir mudooyinkii dambe ka soc day dhageysiga dacwado la xariira Musuq maa suq iyo xatooyo Xoolo dadwey ne oo loo hay sto masuuliyiin ka tirsan dowladda.
Hoos ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafi iska Xeer Ilaalinta guud ee Qaranka oo faa hfaahsan:-
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamadii ugu badnaa u dirtay Gobolka Galgaduud
Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliy eed ayaa degmada Cadalle ee Gobolka Shabeell aha Dhexe kusoo bandhigay Ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka iyo kuwa degaanka, kuwaas oo loo diyaariyay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Cidamadaan oo loo dir ay degaano katirsan Gob olka Galgaduud ayaa wa xaa degmada Cadalle ka soo sagootiyay Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Fareey, Sareeye Gaas Cali Caraaye Cosoble iyo Khaliif Cabdul laahi Ma calin Nuur, waxaana loogu talo galay inay Al-Shabaab ka saaraan degaano kuyaalla Bariga Gobolka Galgaduud.
Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Fareey oo Ciidamada la hadlay ayaa kula dardaarmay Ciid amada ionay daradar geliyaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isaga oo Ciidamada u ballan qaaday hadii ay degaannada Bariga Gob olka Galgaduud ka saaraan Al-Shabaab uu ka farxin doono.
Sareeye Gaas Sareeye Gaas Cali Caraaye Cos oble ayaa dhankiisa sheegay in Ciidamada dowl adda iyo kuwa degaanka ay hadda u diyaarsan yihiin sidii Al-Shabaab guud ahaan dalka looga xoreyn lahaa, isla markaana dhankooda ay Ciid amada garab taagan yihiin.
Ciidamadaan laga sagootiyay Gobolka Shab eellaha Dhexe ayaa waxaa looghu talo galay in ay xorreeyaan degmooyinka, Ceeldheer, Galc ad, Masagawaay iyo degaannada kale ee kuya alla Bariga Gobolka Galgaduud.
Dowladda oo sheegtay in 167 Shabaab ah lagu dilay duqayntii Dumaaye
DFSayaa Shalay war ka soo saartay duq ayn xoogan ee Sabtidii ka dhacday afaafka ho re ee deegaanka Dumaaye ee Koonfurta Gob olka Mudug.
Warka ayaa lagu sheegay in duqaynta oo ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamiga lagu burburiyay xaruntii maleeshiyada Al Shaba ab ee gobolkaasi.
"Hawlgalkan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ee taageera dowladda iyo xoogagga shacabka ayaa lagu beegsaday xaruntaasi ay Khawaarijtu ku lahayd duleedka Dumaaye, hal kaas oo ahayd mawlaca ay Khawaarijtu horey uga dhacday culumada deegaanka, una bada shay xero ay ku tababaraan maleeshiyaadk ooda, ku diyaariyaan qaraxyada, hoyna u ah ayd horjoogeyaasha maleeshiyaadka Khawa arijta ah.” Ayaa lagu yiri warka.
Warka ayaa lagu yiri "Marka uu dhacayay hawlgalku waxaa goobtaas ku faylsanaa male eshiyaad gaaraya saddex boqol, waxaana had alo marin habaabin ah u jeedinayay horjoogey aal iyo kuwa diinta sida qaldan u fasira ee ay u gu yeeraan daaciyaal.”
Warka ayaa lagu sheegay in duqaynta ay ku geeriyoodeen 167 ka tirsan maleeshiyada Al Shabaab, kuwaa oo saddex ka mida ay horjoog eyaal yihiin, 87 kalena ay ku dhaawacmeen.
"Hawlgalka oo u dhacay sidii loo qorshee yay waxaa ku geeriyooday 167 ka tirsan Kha waarijtii goobta taagnaa oo ay ku jiraan saddex horjooge, waxaa sidoo kale dhaawacmay 87 ka le kuwaas oo dhaawacyadoodu u badan yihiin kuwa aad u liita.” Ayaa lagu yiri warka.
Warka ayaa lagu sheegay "Hawlgalka ayaa sidoo kale lagu burburiyay afar gaari oo ay ku jiraan laba nuuca loo yaqaano BG, kuwaas oo ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa, isla-mark aana sababay in uu sii bato khasaaraha Khawa arijtu. Waxaa halkaas ka dhashay dab weyn oo keenay in Khawaarijtii bannaanka joogtay ay u gurman waayaan kuwa ku halaagsamay xe rada.”
Dowladda Federaalka ayaa maleeshiyada Shabaabka ku eedeysay in ay aargudasho aha an u dileen shan qof oo shacab ahaa, oo sida ay sheegtay afduub u haysteen.
"Dowladdu waxa ay cambaareynaysaa in Khawaarijta oo ka aargudanaya hawlgalkaas ay laayeen dad shacab ah oo u afduubnaa, ku waas oo gaaraya shan qof, taas oo muujineysa falalkooda ka baxsan Diinta Islaamka.” Ayaa lagu sheegay warka ka soo baxay Dowladda Federaalka.
Kol sii horreysay dadka deegaanka ayaa laga soo xigtay in duqayntii Sabtidii ay waxyeelo bu uran ka soo gaartay xubnaha Shabaabka, isla-markaana ay meydadkoodu ku aaseen dhulka hawdka ee Dumaaye iyo Dabagalo.
Shabaabka ayaa saldhig weyn ku lahaa Xer ada Sheekh Maxamed Raage, oo ku taala afa afka hore ee deegaanka Dumaaye. Dumaaye ayaa hoostagta Degmada Xarardheere.
Diyaaradaha dagaalka ayaa si ba’an u gar aacay xeradaasi, oo loo arko bar muhiim u ah joogitaanka Al Shabaab ee Koonfurta Gobolka Mudug.
Duqayntan ayaa lagu sheegay tii ugu wax yeelada badneyd ee Shabaabka loogu gaysto gobolkaasi, muddadii ay ka hawlgalayeen.
Kumanaan qoys oo bilaabay inay dib ugu laabtaan magaalada Laascaanood ku dhaw aad 10 bilood kadib
Kumanaan qoys oo horey uga barak acay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ay aa ku dhawaad 10 bilood kaddib dib ugu laa btay magaaladaasi, kaddib mar kii maamulka SSC-Khaatumo ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta amniga magaalada Laasca anood.
Inkastoo magaalada Laascaanood uu gaa ray burbur aad u xooggan, haddana dadka ay aa bilaabay inay dib guryahooda dib ugu laab taan, iyagoo ku faraxsan in ay ka raysan doon aan madaafiicdii magaal ada sida joogtada loo gu soo garaacayay tan iyo bishii febraayo ee san adkan. In ka badan 300,00 qoys ayaa Magaal ada ka barakacay tan iyo intii ay colaaddu soco tay. Weli badi dadku kumasoo laaban magaa lada.
Magaalada oo ay weli ka muuqda saam ay nta colaadda kasoo gaartay, ayaa hadda si tar tartiib ah usoo kabanaysa, iyadoo dib loo how lgaliyay xarumihii ganacsiga iyo goobihii bixin jiray adeegyada arrimaha bulshada.
Sidoo kale, maamulka Khaatumo oo kaa shanaya shirkadaha ganacsiga ayaa dhagax dhigay dib u dhiska xarumihii danta guud ee ciidamada Somaliland ay madaafiicda ku bur buriyeen.
Maamulka SSC- Khaatumo ayaa haa tan M/Laascaanood kawada howl gallo magaalada looga arurinayo haraad iga hubka.
Waxaa dadka lagu wargaliyay in aanay de gin dhismayaasha madaafiicdu ku dhac een, ku waas oo laga cabsi qabo in ay weli dhexyaala an haraadiga hubka aan weli qarxin.
Ku soo laabashada magaalada Laascaa no od ayaa kusoo beegantay, iyadoo dha waan ho ggaamiyaha SSC- Khaatumo, Cabdiqadir Fi rdhiye uu ku wargaliyay dad ka in aanay gurya hooda kusoo laaban, isagoo sheegay in magaa ladu weli ku jirto xaalad colaadeed, loona baa han yahay in aan lagusoo degdegin.
Ciidamada Somaliland ayaa hadda ku sug an Oog oo in ka badan 100km u jirta M/Laasca anood. Halka Ciidam ada SSC ay iyagana ku sugan yihiin dega an la yiraahda Sarinta oo wax ka yar 10km u jirta magaalada Oog.
Booliiska Kenya oo qab-qabtay Soom aali isku leysay Masaajid
Ciidamada Booliiska Dalka Kenya ayaa xa bsiga dhigay Soomaali Dorraad Salaadii Jimc aha isku leysay Masaajidka Jaamiya oo ah kan weyn M/Nayroobi ee caasimada dalkaasi.
Sida aan ka soo xiganay Idaacada Kulmi ye waxaa dhaawacyo soo gaareen 15 ruux oo Soo maali ah markii gacmaha ay iskula tageen ka dibna ay is garaaceen,sidoo kale waxaa burbur soo gaaray meelaha qaar dhismaha iyo qalabka masaajidka.
Dagaalkaan waxaa dhaliyay markii Soo maal idu isku qabteen safka hore iyadoo dadka qaar calaamado boos celisa sii dhigt aan safka hore iyagoon joogin.
AskartaBooliiska oo soo gaaray Masaa jidka ayaa qab-qabtay oo xabsiga u taxaa bay qaar ka mida dadkii Soomaalida ahaa ee dirirtu u dhex eysay kuwaasoo ay tuhm ayaan inay ka danbee yeen dagaalka.
Xildhibaan hore oo ka mida Somalida Kenya ayaa tilmaamay inay ceeb ku tahay arintaani dadka muslimiinta gaar ahaan Soomaalida isla markaana ay sawir xun tusin karto dadka aan muslimka ahayn.
Si kastaba Diinteena Muslimka ayaa cadeys ay in safafka masaajidka uu ugu ajir badan yah ay safka hore walow in la daga alo ay tahay she eko dadku jeebkooda ka keensadeen taasoo me esha ka saareysa inaad weydo ajarkii aad raadin
eysay.
MO FARAH OO KAALIN KA GALAY TARTANKIISII UGU DAMBEEYAY EE ORODKA
Farah
XIGASHADA SAWIRKA,PA MEDIA
Qoraalka sawirka,
Mo Farah
Tartankii ugu dambeeyay ee Mo Farah uu kaga qeybgalo mag aalada uu kasoo je edo ee London ayaa kusoo idlaaday inuu kaalinta afaraad ka galo tartanka orodd ada ee The Big Half.
Mo oo 40 jir ah ayaa hoggaanka u hayay qye btii ugu horreysay ee tartankan ragga balse wux uu dib u gurasho sameeyay 30 daqiiqo markii ay ka harsaneyd tartanka.
Jack Rowe ayaa kaalinta koowaad galay isa goo orday hal saac siddeed daqiiqo iyo siddeed seken, iyadoo Mo uu orday 1:02:43.
Calli Thackery ayaa iyadu ku guuleysatay dhanka haweenka iyadoo orodday 1:09:15.
Rose Harvey (1:10:02) ayaa 47 secen ka da mbeysay Thackery halka Abbie Donnelly ay kaa linta saddexaad gashay 1:10:31.
Mahamed Mahamed oo in badan hoggaanka u heyn jiray tartanka ragga ayaa siddeed seken ka dambeeyay Rowe, halka Andrew Butchart (1:02:15) uu kaalinta saddexaad galay.
Maxaa ka jira khilaafka u dhaxeeya wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidanka
Mo ayaa xaqiijiyay inuu ka fadhiisna doono oroddada kaddib marka uu ka qeyb galo tart anka Great North Run oo dhacaya 10 Sept ember.
"Xoogaa dareen bay lahayd sababtoo ah tod dobaadkan waan xanuunsanaa oo hargab baa igu dhacay," ayuu yiri Farah.
"Ma aanan hubin inaan ka qeybgeli doono tar tanka balse waxaan ka fekerayay dhammaan dadka halkan jooga iyo inaanan heli doonin fursad kale.
"Shalay ayaan soo baxay intaan karay ayaana sameeyay balse waxna kama qaadi kartid Jack. Saddexdii sano ee lasoo dhaafay aad ayuu u tab abaranayay wuuna u qalmaa guushan."
Wuxuu intaa raaciyay: "Markaad wax walba ku guuleysatid, waa inay dhammaa taa. Waan kusii dhowahay."
David Weir ayaa ku guuleystay tarta nka oroddada ragga ku fadhiya kuraas ta dadka naa fada ah, waxaana kaalmaha labaad iyo saddex aad kala galay Danny Sidbury, iyo Johnboy Smith.
Dhanka haweenkana waxaa kaalinta koo waad gashay Samantha Kinghorn waxaa na xig atay Eden Rainbow-Cooper iyo Mel Woods.
Waa tartankiisii ugu dambeeyay
Farah
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Mo Farah ayaa muddo isu diyaarinayay in uu si "qiira leh” u "macsalaameeyo” orodka dheer ee London Marathon, halkaas oo ay ku bad an yihiin taageerayaa shiisa.
Orodyahanka afarta jeer ee hore ugu gu ulaystay orodka Olimbik ada, ayaa sanad kan 2023 uu noqon doonaa kii ugu dambe eyay ee uu ordo kahor inta uusan tartam mada ka fariisan.
"Ma filaayo in aan taageero la’aan ku guu laysan lahaa guulaha aan gaaray,” ayuu hore u yiri Farah.
"Waa ay wanaagsan tahay in aad dadka mac salaamaysid, waxaanan filayaa inay noqon do onto mid qiiro leh.”
Mo Farah ayey aheyd inuu ordo 2022 hasaye eshee tartankii waxa uu uga haray dhawaac aawadii.
Farah
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Tartanka orodka dheer ee London Mara thon ayaa noqonaya markii ugu horraysay oo tartan la qabanayo mud do saddex sanad ood ah kaddib xanuunkii safma rka ahaa ee Corona wax aana si toos ah looga ba ahina yaa BBC TV, iPlayer iyo online-ka.
Mo Farah ayaa bilooyin kahor uu dhaaw ac ka soo gaaray sinta waxa uu ka hor ista agay inuu ka qeybqaato tartankii la qabtay.
Farah oo haysta rikoorka orodka marat hon-ka Britain ayaa markiisii afraad ka qeybgalaya London Marathon. Sanadkii 2018 ayey aheyd markii uu kaalinta saddex aad galay – isla sa nnadkaas oo uu ku guu laystay tartankii Chic ago, kaas oo ah guu sha kaliya ee orod dheer ee marathon ah ee uu haysto.
"Xirfad aad u wanaagsan ayey ii aheyd, ina an ka qeybqaato London Marathon-na waa wax aad iigu wayn,” ayuu Farah yiri.
"Marwalba waxaan dhahaa waa ay wana ags anaan laheyd inaan maalin uun ku guu laysto tartankan, laakiin waa in howl adag laga maro.”
Orodyahankan lixda jeer ku guulaystay tartanka World Track Champion, sidoo kal ana ku guulaystay tartanka Big Half Lon don, ayaa tan iyo bishii Oktoobar 2019 waxa uu orday toddoba jeer oo keliya.
XIGASHO:-BBC
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka Warbi xiyay xaaladda guud ee dowlad degaanka Soomaalida
Madaxweynaha dowlad degaanka Soo ma alida Mustafe Cagjar oo Waraysi siiyay War baaginta ayaa waxa uu ka hadlay qodobo dhawr ah oo ay kamid tahay dhan ka Nabadgal yada, Isku dhaca Qabaa'ilka, arrimaha xuduu daha uu degaanku la leeyahay degaannada dalka Itoobiya iyo qodobo kale.
Madaxweynuhu waxa uu ugu horreyn ka hadlay dhinaca xudu udda uu degaanka Soomaalidu la leeyahay gobollada Oromi ya iyo Canfarta oo xilliyo kala duwan ay isku dhacyo ay jireen balse hadda la xal liyay, dhinaca Canfarta waxa uu Madaxw eynuhu she egay in dad Soomaali ah oo deggan saddexda magaalo ee muranku ka jiray la hoos geeyay maamul ahaan dhan ka Canfarta, balse dadkaasi colaaddii hal kaasi ka jirtay awgeed ay kasoo baraka ceen guryahoodii, dhawaanna lagu soo celin doono waa siduu hadalka u dhig ay Madaxweynuhu.
"Markii aan xilka qabanayay magaal ooyin kaas waxaa gacanta ku haysay oo sharciyad u haysatay maamulka Canfarta, mana jirto dhul Soomaaliyeed oon la wareegay oo Shalay ka maqan gacanta Soomaalida, magaalooyinka ku jira gacan ta Canfarta waa dhul Soomaali oo Soom aali ayaa degganayd waxaana la hoos geeyay Canfarta, intii aan xilka qabtay waxa is baddalay in dadkii lasoo barakiciyay waa na ku jirnaa sidii dadkaasiloogu celin lah aa goobihii laga soo barakiciyay, oo masiir kooda looga wa da hadli lahaa" ayuu yiri Madaxweyne Mustafe cagjar.
Dhanka Nabadgalyada waxa uu Mada xwe ynuhu sheegay in degaanka si guud ay Naba dgalyo buuxda uga jirto, isku dhacya da qab aa'ilka iyo dhacdooyinka soo noqno qdana aan loo odhan karin mabadgalyo ka ma jirto dega anka, " Nabadgalyada dega anku waa mid bu uxda, Colaaddii siyaasad du way istaagtay, Col aad qabaa'il dhex maraysana Shalay ma jirto, waxa jira isku shacyo dad walaalo ah oo wada nool dhex maraya, taasna waa mid la joojin karo", ayuu yiri Madaxweynaha dowlad dega anka Soomaalidu Mustafe Cagjar.
Dhinaca kale mar uu ka hadlayay Mad axw eynuhu dhanka xuduudda uu degaan ku la leey ahay dalalka deriska ah gaar aha an Soomaa lida, waxa uu sheegay in xidh iidh wanaagsan uu ka dhaxeeyo oo dhan ka Dhaqaalaha, Dha qanka iyo mid Bulsho iyo waliba Iskaashi dhan ka howlaha amni ee ladagaallanka Argagaxis ada, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe Cagjar.
Mar uu Madaxweyne Mustafe Cagjar ka had lay mowqifka xukuumaddiisa ee dhan ka cola adda Laascaanood waxa uu sheeg ay inaysan shaqo ku lahayn colaadda Laas caanood ka jirta, " Anagu wax lug ah oon ku leenahay colaa dda halkaa ka socota ma jirto, billowgeediina lug kumaanan lah ayn haddana lug kuma lihin, dana nooma aha inaan lug ku yeelanno," ayuu yiri Madaxweyne Mustafe Cagjar.
Ugu dambayn, Madaxweyne Mustafe Cag jar ayaa xusay in wada shaqayn ay ka dhaxayn doonto cid walba oo gacan ka siisa la dagaall anka Al Shabaab, isagoo sheegay in degaanka aysan Shalay ka jirin Al Shabaab ka howlga sha, amniga xud uuduhuna uu yahay mid su gan, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe Cagjar
TODOBADA MEEL EE DUNIDA MAMNUUCA KA AH IN LA BOOQDO
Xarunta Svalbard XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Xarunta abuurka beeraha ee Svalbard
Xaruntan waa meel aamin ah oo ku taalla gacan biyoodka Svabard ee bad weynta Arctic, waxayna dal ahaan ka tirsan tahay Sweden.
Waxaa inta badan loogu yeeraa "khas nadda aduunyo-gaddoonka”. Ujeedada xar untan loo sameeyey ayaa ah in lagu kay diyo abuur noocyo badan oo laga kala kee nay daafaha dunida, si halkaas loogaga ilaa liyo haddii dhib weyn uu dunida uu ka dha co, sida masiibooyinka dabiiciga ah, isbed delka cimilada, ama dagaallada khatarta gelin kara in cunno la helo.
Qabowga aadka u daran iyo fogaan shaha goobtaas aya xaruntaas ka dhigay mid ku haboon in wakhti dheer lagu kay diyo miraha abuurka beeraha.
Area 51
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Qoraalka sawirka,Area 51
Waa xarun aad loo xakameeyo xogteeda oo aybgacanta ku hayaan ciidanka cirka ee Ma raykanka, waxayna ku taalla Lama degaanka gobolka Nevada.
Muddo dheer waxaa xaruntaas laga shee gayey sheekooyin aan weli xaqiiq loo helin, bacdamaa ay sir badan ku gadaaman tahay.
Inkastoo xogta iyo akhbaarta qaar la shaaciyey oo aysan iminka sir ah ayn, haddana faahfaahin badan oo sir ah ayaa jirta.
Waxa ugu weyn ee loo isticmaalo ayaa ah horumarinta iyo tijaabada hubka ay dayaaraduhu xamaabaaraan.
Gelitaanka xerada area 51 ayaa ah mid mamnuuc ah, in lagu xa dgudbana waa sharci darro.
Waddankan horay taariikhda u sameey ay oo haddana sahminaya Qorraxda
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Qoraalka sawirka,
Bhangarh Fort
Bhangarh Fort
Waa dhisme qadiim ah oo ku yaalla Raja sthan, Hindiya. Waa meel aad looga baqo oo la aaminsan yahay in ay ku jiraan wax bani’aadamka waxyeello u leh.
Qarnigii 17 waxay ahayd goobtaas qal cad laga cabsado. Dadweynaha looma ogg ola inay soo booqdaan wixii ka dambeeya marka qorraxdu dha cdo.
Inkastoo dadka khuraafaadka aaminsan ay jecel yihiin inay halkaas booqdaan, hadd ana sheekooyinka laga soo weriyey waa ku wo ku salay san sheeko xariirooyin.
Poveglia
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS Qoraalka sawirka, Poveglia
Jasiiradda Poveglia
Waa jasiirad yar oo ku taalla gacan biyood ka Venezia ee Talyaaniga, waxay na u dhax aysaa Venezia iyo Lido.
Waxay leedahay taariikh madow, wa xaa na inta badan loogu yeeraa "mid ka mid ah meelaha uu jinku ku nool yahay ee dun ida”.
Jasiiradda waxaa loo isticmaali jiray meel lagu karantiilo dadka qaba cudurrada aan dawada lahayn qarnigii 18aad, qarnigii 20aadna waxay ahayd meel lagu xiro dadka dhimirka ka xanuunsanaya.
Waxay soo jiidatay dadka jecel inay jinka arkaan, maadaama la shee gay in jin uu ku jiro.Tegitaanka jasiiradaas ayaa la mamnuucay, mana aha meel u furan dalxiisayaasha. Fort Knox XIGASHADA SAWIRKA, RAD CLIFF /FORT KNOX TOURISM & CONVEN TION COMMISSION.
Qoraalka sawirka, Fort Knox Waa xero ciidan oo u leeyahay milateriga Maraykanka, kuna taalla gobolka Ken tucky. Waa halka lagu hayo kaydka dahab ka Maraykanka, waxaana maamulka goobt aas gacanta ku haya waaxda lacagta ee Maraykanka.
Kaydkaas ayaa looga gol-leeyahay in lagu ila aliyo dahabka iyo waxyaabaha kale ee hanti ahaan qiimaha u leh Maraykanka.
Taa marka laga yimaado, waa xarun mi lateri oo hawlo badan ay ka socdaan, gaar ahaan hawlaha maamulka iyo taba barrada.
Gelitaanka halka uu yaalla dahabka ka ydka ah ayaa gabi ahaanba ah mid mamnu uc ah, waxaana lagu tiriyaa goobtaas mid ka mid ah goobaha aadka loo ilaaliyo amn igooda ee dunida.
Qabriga Qin Shi Huang
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS Qoraalka sawirka,
Qabriga Qin Shi HuangQabriga Qin Shi Huang
Qabrigan waa meel taariikhi ah, wuxu una ku yaallaa gobolka Shaanxi. Waa halka uu ku aasan yahay Qin Shi Huang, imbirad oorkii ugu horreey ey ee Shiinaha, kaasoo dalkaas xukumayey qarnigii 3aad ka hor dhalashadii nabi Ciise.
Qabriga wuxuu caan yahay ayadoo ay ku jiraan sanamyo sidii ciidan loo sameeyey iyo fardahoodii oo gawaari jiidaya, kuwaa soo lala xabaalay imbiradoorka.
Daahfurka degel-baariseed ee qabrigaas ayaa loo arkaa inuu yahay "kii ugu muhiim sanaa dunida”, kaasoo qiime weyn u leh dhaqanka iyo taa riikhda Shiinaha.
Warshadda Chernobyl
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERSQoraalka sawirka, Warshadda Cher nobyl Aagga dadka ka caaggan ee Chernobyl Aa ggaas waa meel aad u sumaysan, waana dhulka ku hareereysan warshadda Nukli yeerka Cher nobyl ee Ukraine.
Waxaa aaggaas la asteeyey markii mid ka mid qalabka (reactor) warshadaas uu qarxay 1986. Aaggau wuxuu ku fadhiyaa 2,600 oo KM oo isku wareeg ah, waana meel bani aadmiga mamnuuc ka ah bacda maa heerka shucaaca kaa hfalka uu yahay mid aad u sarreeya.
Laakinse mararka qaar waxaa booqda saynisyahanno, shaqaalaha nad aafadda iyo xataa dalxiiseyaal. XIGASHO:-BBC
Netanyahu oo go’aan adag ka soo saaray Muhaajiriinta Eritrea ee Israel jooga
Ra’iisul Wasaaraha Israeli Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in uu do onayo in muhaajiriinta u dhashay Eritrea ah ee ku lug leh rabshado ka dhacay Tel Aviv loo musaafuriyo sida ugu dhakhsaha badan, waxaana uu amray qorshe dalkaasi looga saa rayo dhammaan muhaajiriinta Afrikaan ka ah.
Hadalkan ayaa yimid maalin ka dib markii ay kooxo iska soo horjeeda oo Eriteriyaan ah ay koonfurta Tel Aviv ka dhigeen bannaanbax ay ku dhaawacmeen tobanaan qof.
Ilaa 25,000 oo soo galooti Afrikaan ah ayaa ku nool Israel, waxayna int ooda badan ka soo jeedaan Sudan iyo Eritrea, kuwaasi oo sheegay in ay dalalkooda uga soo carareen dagaalo iyo caburin.
Taageerayaasha dowladda Eriteria iyo kuwa ka soo horjeeda ayaa daga allamay iyagoo adeegsanayay alwaax, biro iyo dhagxaan, iyagoo burburi yay muraayadaha dukaamada iyo baabuurta booliiska. Bilayska Israa’iil ayaa adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa, si ay u xakameeyaan bann aanbaxayaasha.
Rabshadaha Sabtidii dhacay ayaa dib masraxa ugu soo celiyey arrinta muhaajir iinta, taasi oo muddo dheer kala qaybisay Israel. Dib u soo nool aanshaha ayaa ku soo beegmay iyadoo Israel ay ku kala qeybsan tahay qorshaha dib-u-habaynta garsoorka ee ay waddo xukuumadda Neta nyahu.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 4-TA SEPTEMBAR 2023-KA
..