HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 3-DA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Sunday September 03, 2023 - 08:28:20 in Wararka by
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 3-DA SEPTEMBAR 2023-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shirgu ddoomiyey kulankii 22-Aad ee Golaha shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md .Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay shir gudd oomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 22-aad ee G/Shacabka BJFS.

Kulanka oo ajandihi isu ah aa akhrinta 3-a ad ee Hindise Sharciy eedka Howlgabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Ray idka ee Dowla dda, qeybinta warbixinta akhri nta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Ma gangaliyo doonka.

Xildhibaannada G/Shacabka ay aa ku biiriya y talooyin ku saab sa liiltirka shaqaalaha rayid ka ee dowlad da, iyago ona sheegay in muhiim u yahay sharciqe exaya howlgabka dadka sha qaal aha ah. Guddoomiye Sh.Aadan Madoobe oo kulanka soo xiray ayaa Golaha u sheegay in la isku soo laabto maalinta Isniinta ah si loo sii amba qaado shuruucda hortaala Gol aha Shac abka

R/ Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Sara akiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka

R/Wasaaraha Xukuumadda JFS Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wa saaradda Gaashaan dhigga.

R/Wasaare Xamsa oo kulamo la qaatay Saraaki isha kala duwan ee Hog ga nada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Madaxda W/G/dhigga, ay aa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay gaca nna ku xoreyneyso dalka, gacanna ay ku dhis eyso ciidanka Qaranka ee dalka kala wareegi lahaa ATMIS marka la gaaro sanadka 2024.

R/Wasaaraha oo ku dheeraaday heera rkii kala duwanaa ee uu soo maray dagaa lka hal ka sano socda ee Alshabaab looga sifeynayo dalka, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ka mideysan yihiin sidii la isaga dulqaadi la haa culeyska argagixisada.

R/Wasaare Xamsa waxa uu xusay in cii dan ku yahay meesha uu ka dhismo wad dan, isla markaana haddii ay sharfana adaan uu dalku na yeelanayo Sharaf.

Waxa uu sheegay in wax laga qaban doono baahiyaha kala duwan ee ay qaba an Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo helo ciidan leh tayo iyo awood ay dalkooda ku difaacaan

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo daah furay Tartan Suugaaneedka hirgeli hibadaada

Guddoomiyaha Aqalka Sare Md.Cabdi Xaa shi Cabdillaahi ayaa Shalay daahfuray tartan ka Hirgeli Hibadaada oo ah tartan Suugaaneed Abwaaniinta Soom aaliyeed kaga qayb qaad anayaan dagaal ka lagula jiro koo xda Khawaar ijta ,tartankan ayaa laga furay Xatun ta Tiyaatarka qar anka. Wasiirka Warfaafinta Dha qanka Iyo Dalxiiska Md. Daa’uud Aweys Jaamac ay aa faahfaahin ka bixiyey Ujeedka tarta nkan, Wa siir Daa’uud ayaa xusay in Wasaaradda war faafintu tartankan uga gol leeda hay sidii kaalin weyn Abwaaniinta Soomaal iyeed uga qaadan lahaayeen Dagaalka la gula jiro kooxda khaw aarijta noqdona wej iga 3aad ee khawaarijta loogula dagaala mayo dhanka Fikirka.

Dagaalka lagula jiro khawaarijta ayey Shac abka iyo Dowladda Soomaaliyeed u midoob een iyadoo Suugaantu ka mid tah ay tiirarka u gu muhiimsan ee Soomaal idu fariimaha isku gaarsiiyaan,iyadoo Barn aamujkan qayb ka noq onayo qorshaha do wladda ee lagu ciribtirayo fikirka xagjir ka.

Prof.Geedi oo soo jeediyay in hal arrin loo sameeyo ciidanka la dagaalamaya Shabaab

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaali ya, Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay da gaalka Al-Shabaab ayaa soo saaray baaq culus oo ku aadan in laga wada qayb-qaato dagaalka adag ee haatan dowladda ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.

Geedi ayaa ayaa sheegay in dhammaan dadka Sooma aliyeed looga baaqay inay qaat aan doorkooda, ayna ku biir aan halganka dalka looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka ayaa sidoo kale sheegay in qof kasta uu dagaalka uga qay b qaadan karo waxa uu awoodo, isaga oo taag eero u muujinayo ciidanka Xoogga dalka.

"Waxaa nala gudboon kulligeen inaan daga alka galno haddaan Soomaali nahay mid qoray qaata mid maskaxda ka dhaqa kuwa la khal day, mid xoolo biya” ayuu yiri Cali Geeddi.

Sidoo kale wuxuu soo jeediyay in hal arrin loo sameeyo ciidam ada haatan la dagaalamaya mal eeshiyada Al-Shabaab, taas oo ah in loo fiuro sanduuq lacag loogu uruurinayo.

Cali Maxamed Geedi ayaa xusay in lacagtaas looga maarmi doono kaalmo laga sugo dibad da, ayna wax u tari doono ciidamada dagaalka iula jiro kooxda Al-Shabaab.

"War sanduuq dhaqaale hala abuuro, haddii qado, quraac iyo casho laga cuno magaalooyin ka iyo meelaha ladan hal laga dhigo ayaan dhi hi lahaa ee inta halagu deeqo ciidamada qalab ka sida, gaar ahaan Xoogga dalka Soomaaliy eed” ayuu hadalkiis raaciyay.

Mr. Geedi ayaa kamid noqanaya siya asiyiin ta iyo madaxdii hore ee haatan bila abay inay taageero u muujiyaan dagaalka haatan ka so cda furinta hore ee gobolllada dalka.

Soomaaliya ayaa in muddo ah dagaal kula jirtay kooxda Shabaab, balse wuxuu marayaaa dagaalku meeshii ugu adkeyd, ka dib go’aanka Xasan Sheekh ee ku aad an xoreynta dalka.

Wararkii ugu dambeeyay degmada Max aas oo ay buux dhaafiyeen ciidankii ugu badnaa masuuliyiin kala duwan

Iyadoo lagu wado inuu maalinta berito ah uu tago degmada Maxaas ee G/Hiiraan madax weynaha dowladda fedaraal ka Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud ayaa waxaa halkaasi saacadahii lasoo dhaafay ku qulqulaayay ma suuliyiin kala duwan oo isugu jira heer fedaraal iyo heer dowlad goboleed, kuwaas oo halkaasi u tagay iney kusoo dhaweynayaan madaxw eynaha.

Degmada Maxaas ayaa haatan la cii rciireysa marti galinta masuuliyiintii ugu badneyd ee abid isugu taga degmadaas iyo ciidamadii ugu badna, waxaana halk aasi ay noqon doonta goobta laga hagayo dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee uu hoggaaminaayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soom aaliya, Xildhibaano heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed, madaxweyne ku xige enka Hirshabeelle, madaxweynaha maa mulka la baxay Hiiraan State iyo Saraakiil ciidan ayaa ku wada sugan magaalada Maxaas.

Magaalada Maxaas waxaa haatan ka socdo abaabulkii ugu xooggana ee la doonayo in shabaab looga ciribtiro guud ahaan dalka, kaasoo ay wadaan ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey.

Abaabulkan ciidan iyo dhaq ka socda degmada Maxaas ayaa la xariira sidii gacanta dowladda dib loogu soo celin lahaa deegaan adii ay dhawaan soo banee yeen ciidanka ee bariga gobolka Galgad uud oo ay ka mid tahay degmada Ceelbuur iyo deegaano kale.

Masuuliyiinta Maxaas gaartay Shalay waxaa ka mid ahaa Cali Jeyte Cismaan oo ah maxaxweynaha maamulka la baxay Hiir aan state, kaas oo si maqaam sare leh ugu soo dhaweeyeen degmadaasi shacabka ku nool Maxaas.

Cali jeyte oo khilaaf adag uu kala dhax eeyo Hirshabeelle waxaa halkaas ugu yee ray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wararka soo baxaya ay sheegayaan in madaxweynaha uu qorshahiisa ku jiro xal u helida khilaafkii ka dhashay xilka qaadistii uu ku sameeyay Cali Jeyte madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe.

Wararkii ugu dambeeyay ee haatan ku soo dhacaya warqabadka HOL ayaa shee gaya in saraakiisha ciidanka iyo masuuli yiinta kale ee jooga degmada Maxaas iney bilaabeen diyaarinta istaraatiijiyada qors haha dagaal ee la doonayo in lagu wajaho bariga gobolka Galgaduud oo ay wali deegaano badan ka heystaan kooxda Al Shabaab.

Xigasho:-Hiiran.Com

Shirka dhismaha waaxda dhaqaala ha bull uugga ee W/Kalluumeysiga oo Muqdisho ka furmay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluu meysiga iyo dhaqaalaha bulluugga ee Xukuu madda Federaalka Soomaaliya ayaa Shalay Muqdsiho ka furay shirka dhismaha waaxda Dhaqaalaha Buluugga ah ee wasaaradda Kalu umeysiga Soomaal iya, Shirka waxaa ka soo qeyb galay Agaasimeyaasha Wasaaradaha Ka lluum eysiga ee dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, Agaasime Waaxeedya da iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Was aarad da.

Agaasimaha Guud ee Was aaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xu kuumadda Federaalka Sooma aliya Mudane Maxamuud She ekh Cabdullahi ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhiso madal daadihisa, iskuna daba ridda ka faa’ideysiga Dhaqaalaha Buluug ga ah , madashaan ayuu sheegay ineey u adee geyso dhammaan, kalluumeysatada, iyo dadka kale ee siyaabaha kala duwan uga faaideysto biyaha.

Agaasime Maxamuud ayaa sheegay in dha qaalaha dalka ay dhibaato ku tahay kalluumeys iga sharci daradda ah, si looga hortago ayuu sheegay in wasaaradda ay xoojineyso qalab la socodka Maraakiibta soo gasha biyaha Soom aaliya, Qaar ka mid ah Agaasimyaasha Wasa aradahdda Kalluumeysiga ee dowlad gobol eedyada ayaa soo jeediyay in la kordhiyo wacy igelinta bulshada Soomaaliyeed si looga faa ’iideysto Kheyraadka Badda.

.DFS oo sheegtay in sidii Al-shabaab ay u ci ribtiri laheyd la galeyso dagaal nooc kasta ah

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaa radda Maaliyadda Xukuumadda fedaraalka Soomaal iya ayaa lagu shaaciyay in Wasa arada Maali yadda ay sii xoojineyso dagaal ka dhanka dhaq aalaha ee dowladda kula jirto kooxda Al-Shabaab.

Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in dowladda ay kooxdu kula jirto laba dagaal oo kala ah midka tooska ah ee hub ka loo adeegaanayo iyo midka dhaqaa laha.

Dowladda Soomaaliya waxa ay si joogta ah ugu hawlantahay ciribtirka khawa arijta Argagi xisada ah ee dhibka badan ku haya Bulshada Soomaaliyeed, Hawlgalka ciidan ee ciidamade ena geesiyaasha ah hormuudka ka yihiin, wax aa bar bar socda dagaal ka dhaqaale iyo fikir ka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa lagu yiri Wa rsaxa fad eedka kasoo baxay Wasaarada Maali yadda Soomaaliya. Qoraalka waxaa sidoo kale lagu she egay in dowladda Fedaraalka sidii ay u cir ibtiri laheyd Al-shabaab ay dagaal nooc ka sta ah la galeyso kooxda. Wasaaradda Maaliy adda Soomaaliya waxay door muuqda kaga jir taa la dagaa lanka maalgelinta Argagixisada, si loo naa feeyo awoodooda maaliyadeed iyo dha qaale" ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka Was aaradda Maaliyadda. Si kastaba ha ahaate dowladda Soom aa liya waxay horay u qaaday tallaabooyin ka dhan ah dhinaca dhaqaalaha ee kooxda Al-sha baab, waxaana xusid mudan in dow laddu ay horay u xirtay akoono badan oo Al-shabaab lac agaha loo soo marsiin jiray, islamarkaana xayi rtay lacago badan oo kooxda ka qaadan jirtay ganacsatada iyo dadka Soomaaliyeed.

Xukun dil ah oo lagu riday Askari dilay Askari kale

Maxkamadda Darajada 1baad ee ciidamad a qalabka sida ayaa Shalay xu kun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidan ka booliiska Soo maaliya, kaa oo dil bareer ah u geestay askari kale oo isna katirsa naa ciidanka xoogga dalka.

Dable Boolis Ibraahim Cabdi Nuur Ibraa him ayaa lagu helay in dil kas ah uu u gays tay marxuum Ex Sad axle Xoogga Abuukar Xass an Cusmaan, halka uu dhaawac u geestaydhibane Xaajiyo Siidii Shi iq, dilka iyo dhaawaca ayaana ka dhacay Bar aawe sannadkii hore .

Dilka ayaa sababay muran la sheegay in uu soo kala dhaxgalay marxuumka iyo askariga di lka geestay, muranka ayaana salka ku haayay lacago dayn ah oo gacan-ku-dhiiglaha lagu lahaa, isagoona marxu umka ku dhuftay labo xabadood.

Garsoorka maxkamadda ciidamada oo waqti ku filan siisay dhinacyada dacwadda, a yaa ugu dambayn Shalay ku xukuntay Dable Boolis Ibraahim Cabdi Nuur Ibraa him dil toog asho ah, taasoo ah qisaasta Sadaxle Xoogga Abuukar Xassan Cusm aan Xaayoow.

Maxkamadda derajada 1aad ee ciid anka qalabka sida ayaa sheegtay in xukun sanaha uu heesto fursad uu racfaan uga qaadan karo xukunka dilka ah ee Shalay ku riday maxkama dda ciidamada.

Booliska oo Faah Faahin ka bixiyay Qarax ka dhacay Muqdisho

Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qararax ka dhacay Shalay Magaalada Muqdi sho kaas oo aan wax khasaare ah geysan

Qaraxa ayaa dhashay Baab uur siday khudaar oo ka yimid dhanka degmada Afgooye, wu xuuna ka dhacay halka loo ya qaano Warlaliska oo ka tirsan degmada Dayniile, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.

Warar ayaa sheegaya in ay markii hore ka shakiyeen ciidamada ammaanka, isla-mark aana Baabuurka uu qarxay xilli lagu guda jiray in baaris lagu sameeyo.

Qaraxan ayaa sidoo kale saameyn ku yee shay dhaq-dhaqaaqa degmada Dayniile, waxa na muddo kooban hakad galay isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Sadiiq Aad an Doodishe ayaa sheegay in gacanta lagu dhi gay laba nin oo la socday baabuurka qarxay, kuwaas oo isku dayay inay baxsadaanmana sheegin khasaare kale oo ka dhashay qaraxa Shalay ka dhacay degmada Deeyniile. Afha yeenka Booliska ayaa tilmaamay in Maxkamad la soo taagi doono labada qof ee la socotay gaariga Shalay ku qarxay agagaarka warlaalis ka ee degmada Deeyniile. Alshabaab ayaa mu ddooyinkii dambe kordh isay Weerarad ay ku qaadayaan Fariisimaha Cidanka DFS& Degaa nada ay ay ku sugan yihiin.

Darawal Mooto oo 1 Dollar dartiis loogu dilay Degmada Afgooye

Askari ka tirsan dowladda Federaalka Soo maaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Sha lay degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose ku dilay mid kamid ahaa dhallinyarada ku shaqeysata Mootada laba lugaaleyda ah ee loo yaqaano Fekomta.

Goobjoogayaal la hadlay Idaacadda Dal san ayaa u sheegay in Askariga uu dar awal ka u dilay muran la xiriira lacagta Can shuurta ee sida billaha ah loogu qaado dadka ku shaqe ysta Moto Fekomta ee de gmada Afgooye.

Askariga ayaa la tilmaamay inuu daraw alka u dilay lacag dhan ah Hal Dollar oo ka ga ha rsaneyd lacagta Canshuurta ee laga qaadayay darawalka oo lagu magacaabi jiray Allaha u na xariistee Suleyman Ahmed Mohamed kuna Ma gaca dheeraa Shandheere .

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa dur badii ka baxsaday Askarigii Booliska ahaa ee dilka geystay, waxaana durbadii halkaas isugu soo baxay dadka ka careysan Dilka marxunka.

Banaanbax xooggan oo ay dhigayaan dadk aasi ayaa ka socda degmada Afgooye ee G/ Sh/Hoose, iyagoona taayaro waaw eyn ku gu baya wadada laamiga ah ee u dhow Buundada degmadaas.

General Laba Afle oo ku biiray hawlgal ka militari ee Galmudug

Taliyaha Guutada 6aad, Qaybta 60aad eeCXDS, GeNn Aadan Ab shir Nuure (2-Afle) & saraakiil uu hogga aminayo ayaa Shalay gaa ray M/ Dh/Samsreb ee Xarunta DG Galmudug

Taliyaha iyo Saraakiisha la socoto ayaa la doonaya in ay ka qayb qaataan hawlgal ka milit ari ee maleeshiyada Al Shabaab lagaga saa rayo Bar iga Gobolka Galga duud. Wararka ay aa sheegaya in Tali ska CXDS uu Sara akiishaasi faray in ay ka soo wareegaan D/ Baraawe ee G/Sh/Ho ose, waxna ka hog ga amiyaan dagaalka ka dhan ka ah Shabaabka ka hawlgala bartamaha dalka.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo hadda u muuqdo mid loo madaxbannaaneeyay hawlga lka dib-u-xoreynta dalka ayaa isku dayaya in mar kale uu ciidamadu abaabulo, dibna ay u bil aabaan gulufka dalka looga ciribtirayo malee shiyada Shabaabka.

General Laba Alfe ayaa loo arkaa mid sidoo kale xiriir la leh Hoggaanka Ahlu Sunnada Gobollada Dhexe ee saldhigoodu yahay deeg aanka Bohol, oo qiyaastii 25km dhanka waqoo yi kaga beegan M/Dhuusamareeb, inkastoo ay mar is qabteen bishii November ee sanadkii 2021.

Dhuusamareeb ayaa ah xudunta barta laga

hoggaaminayo istiraatiijiyadda dagaal ee Sha baabka looga kicinayo Gobolada Dhexe.

Xigasho:dhacdo:-com


20 xubnood oo Al-Shabaab ‘ah oo lagu dhex-dilay’ guri

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay ho wlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Sha beelaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday xu bno ka tirsan kooxda Al-Shabaab laguna gaarsiiyay khasaare xo ogleh.

Qoraal kasoo baxay dowladda ayaa lagu she egay in howlgalkan oo ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah uu ka dhacay dee gaanka Towfiiq oo hoostaga degmada Kuntu waaray, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Shabaab.

Dowladda ayaa sheegtay in weerarkaas la gu dilay in ka badan 20 ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ku sugnaa guri ku yaalla deegaanka Towfiiq ee gobo lkaasi.

"In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal aad loo qorshe eyay oo ka dhacay deegaanka Towfiiq ee hoostaga degma da Kuntuwa aray ee Gobalka Shabeellada Ho ose, kaas oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciid amada Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka” ayaa lagu yiri warsaxaafa deedka ka soo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Warka qoraalka ah ayaa intaasi ku daraya in xubnaha lagu dilay howlgalkan ay ku jiraan saraakiil sar sare oo ku sugnaa guriga la wee raray.

"Howlgalkaan oo bartilmaameed ahaa ayaa lagu laayay horjoogayaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo ku sugnaa guri ku yaalla deeg aankaas” ayaa mar kale lagu yiri.

Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Al-Shabaab oo ku aadan we erark aas ee ay guusha ka sheegatay dowladda So omaaliya.

Shabeelaha Hoose ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan yihiin maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana inta badan ka dhacay dagaallo u dhe xeeyo iyaga iyo ciid amada dowladda.

Waare oo Xasan Sheekh uga digay inuu saf ar la galo wasiirka gaashaandhigga

Madaxweynihii hore ee HirShabelle, isla-markaana haat an ah Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaab ilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arr imaha Rayidka ee goobaha dagaa llada Md.Maxamed Cabdi Waare oo qoraal koo ban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa farriin u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxaam uud.

Waare ayaa uga digay madaxw eynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya inuu la safro was iirka gaashaandhigga Cabd uqaa dir Maxamed Nuur (Jaa mac), isaga oo ka dalbaday in uusan kusoo darin wa fdiga u soo raacayo degmada Maxaas ee gobol ka Hiiraan.

"Wax fiican ma dhici doonaan,” ayuu qoraal ka uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku yiri mad axweynihii hore ee D/goboleedka HirShabelle.

Maxamed Cabdi Waare ma faah-faahin uje edka farriintiisa iyo sababta uu farta ugu fiiqay wasiirka gaashaadnhigga oo haatan ku sugan jiidda hore ee dagaalka.

Sidoo kale wuxuu soo jeediyay in lagu same eyo isla xisaabtan isaga iyo saraakiisha kale ee ciidanka Xoogga dalka, si wax looga weyddiyo weeraradii ay dhawaan Al-Shabaab ku qaadan deegaanka Cowswayne iyo degmada Galcad oo dhaliyay khasaare lixaad leh.

Farrintaan ayaasi aad ah ugu baahday bar aha bulshada, waxaana ka dhashay shaki iyo su’aallo ay is-weydiinayaan dadka oo la xiriirta digniinta uu Waare u diray madaxweynaha.

Arrintan ayaa kusoo aadayso, ayada oo tuh un xoogan uu ka dhashay weerarkii Cowsway ne oo jab xoogan lagu gaarsiiyay ciidanka dow ladda, kadib markii lagu laayay askar badan.

Si kastaba, madaxweynaha Soomaaliya ay aa saacadaha soo socda ku wajahay degmada Maxaas, halkaas oo haatan laga dareemayo qaban-qaabada soo dhaweyn etiisa.

FIQI oo sheegay inuu basbeelay saldhi gii ugu weynaa Al-Shabaab ee MUDUG

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Ax med Macallin Fiqi oo haatan ku sugan jiidda ho re ee dagaalka ayaa ka warbixiyay howlgal dha nka cirka ah oo Shalay laga fuliyay duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Fiqi ayaa sheegay in weerarkan oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxib ada caalamiga lagu burburiyay saldhigii ugu weynaa Al-Shabaab ee gobol ka Mudug, kaas oo ku yaalla deegaanka Dumaaye oo hoostaga magaallo xeebeed ka Xarardheere ee gobolka asi. wasiir arrimaha gudaha ayaa sheegay in gebi ahaan uu basbeelay saldhigga la wee raray, kadib duqeyn lagu garaacay halkaasi.

"Saldhiggii Khawaarijta ee Dumaaye oo ho os tagta Xarardheere Shalay gebi ahaan asaga iyo wixii ku jirey waa isku bas bee leen,” ayuu yiri wasiir Axmed Mac allin Fiqi.

Sidoo kale wuxuu intaasi kiu daray in khasaare lixaad leh la gaarsiiyay xubnihii Al-Shabaab ee ku sugnaa halkaasi, sida uu hadalka u dhigay.

Xilliga ay duqeynta dhaceysay ayaa sidoo ka le waxaa goobta uu shir uga socday xubno sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab, sida ay shaacis ay dowladda Soomaaliya.

"Howlgal Qorshaysan oo ay iska ka ashade en Ciidanka Qaranka iyo Saax iibada Caalam iga ah ayaa ka dhacay deeg aanka Dumaaye oo Boostada degmada Xarardheere ee Gobal ka Mudug. Howlgal ka ayaa lagu beegsaday saldhig ay Khawa arijtu ku lahayd deegaank aan oo Xiligaas ay shir ku lahaayeen Horjooga yaal iyo mal eeshiyaad Khawaarij ah” ayaa lagu yiri qor aal looga hadlay howlgalkaas oo ay iska kaashadeen ciidamada iyo kuwa caa lam iga ah.

Sidoo kale, dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in goobta lagu laayay xubnihii dham maan xubnihii ku shirayay halkaasi, sidoo kal ena la burburiyay saldhigga la weeraray.

Deegaanka uu howlgalka ka dhacay ayaa qiyaastii 50 km dhanka waqooyi ka xiga degm ada Xarardheere ee G/Mudug, halkaas oo ay saldhigyo muhiim ah ku leedahay kooxda.

C/Casiis Laftagareen oo ballan-qaad cusub kasoo saaray dagaalka Al-Shabab

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cab dica siis Laftagareen ayaa ka hadlay dag aalka la gula jiro kooxda Al-Shabaab, kaas oo wajigiisa labaad hadda laga sii bilaabay deegaanada maamulkaas.

Madaxweyne Laftagareen aya a ugu horeyn u mahad cel iyey madaxweyne Xas an Sheekh oo muujiyey sida ay uga go’antahay in laga guu leysto Khawaarijta Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu ciidamada qaranka ku a maanay sida ay naftooda ugu huraya an dadk ooda iyo dalkooda oo cadow laayaan ah uu ka dhex dilaacay.

Dagaal Dorraad ka dhacay degmada Qoryoo ley ayuu soo hadal qaaday Laftagar een, wux uuna ciidanka Daraawiishta ee maamulkiisa ku amaanay sida ay u laayeen kooxdii soo weer artay oo ugu yaraan 30 dagaalame laga dilay.

"Nasabnimo iyo Gobanimo ma sheeg an karno ilaa aan Khawaarijta iska xoray no, KGS waxay diyaar u tahay dabargoyn ta argagixisa da, hadda waxaan sii bilow nay wajiga labaad ee dagaalka Khawaar ijta,” ayuu yiri Madaxwey naha K/Galbeed.

Laftagareen ayaa hadalkaan ka jeedi yey munaasabad uu Shalay xarigga kaga jaray xa run cusub oo Bangiga Dhexe uu ka furtay mag aalada Baydhaba.

"Waxaan garab taaganahay Howlgal ka socda ee Dalka looga xoreyna yo Kha waa rijta Alshabaab ee horseedka uu u ya hay Mada xweynaha Jamhuuriyada Md.Xas an Shekh Maxamuud,” ayuu yiri Laft aga reen.

Madaxweynaha K/Galbeed wuxuu Shalay bulshada ugu baaqay inay ka qeyb qaataan da gaalka Al-Shabaab, isagoo bal an qaaday in maamulkiisu uu awooda isugu geyn doono dag aalka.

"Qeybaha kala duwan bulshada iyo siya asi yiinta waxaan ugu baaqaya inay kaalin tooda ka qaatan ciribtirka cadowga duulan ka ku ah Diinta, Dalka iyo Dadka Soomaa liyeed,” ayuu yiri Laftagareen.


Karaash oo hal arrin kala dardaarmay ciidamo uu tababar u soo xiray

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Punt land Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo sa far shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa tab abar u soo xiray in ka badan 300 oo askari oo ka tirsan laamaha kala duwan ee Ciidanka Boo liska Puntland kuwaasoo dhameystay tababar 3 Bilood iyo 15 Cisho uga socday xerada tababarka Ciidanka ee Godad.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Punt land, ayaa boggaadiyey Ciidanka tababarka dhameystay wuxuuna u rajeeyay in aqoonta ay barteen ugu faa’ideeyaan dalkooda iyo dadk ooda, iyagoo qeyb ka noqon doona qorsheya asha amniga lagu horumarinayo.

"Puntland waxay muhiimad gaar ah siisay dib-u-habeynta , tayeynta iyo dhismaha Ciida nka oo bar-bilow u ah guulaha laga gaaray xag ga Amniga, Difaaca Puntland iyo Dowlad wana ageeda” ayuu yiri karaash

Waxaa adaxweyne Ku-xigeenka kala qey bgalay munaasabadda, Goleyaasha Dowladda Puntland, Taliska Booliska Puntland, Saraa kiisha xerada tababarka ee Godad, Maamulka Gobolka Mudug , Kan Degmada Gaalkacyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka Godad ee Degmada Gaalkacyo.

Jubbaland oo Gaadiidka dagaalka iyo Ciid amo geyneysa G/Gedo iyo xiisad ka dhala tay

Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Dowl ad Goboleedka Jubbaland iyo Gaadiidka daga alkaayaa la filayaa in dhawaan la geeyo deg mada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo katirsan kuwa do wladda iyo kuwa degaanka oo diidan in Ciidamo katirsan Jubbaland tagaan Gobolka Gedo.

Warraka aan helnay ayaa sheegaya in Cii damadaan oo uu horkacayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil ay Magaalada Kismaayo kasoo gelbin doonaan Ciidamo katirsan kuwa Kuma andooska DANAB, isla markaana ay keeni doonaan Magaalada Afmadow si ay ugu sii gudbaan Gobolka Gedo.

Taliyaha Ururka 9aad ee Ciidamada Dar aawiishta Jubbaland ee degmada Afmadow Mahad Maxamed Islaam ayaa sidoo kale Ciid amadaas geyn doona degmada Dhobleey, si loo sii geeyo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya, sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil katirsan Ciidamada Jubbaland.

Mahad Maxamed Islaam ayaa ka soo galb iyay Afmadow Isaga oo keenay magaalada Dhoobley waxaana lo sii gudbindonaa degma da Ceelwaaq gobalka Gedo, si halkaasi ay kaga soo baxaan.

Gobolka Gedo ayaa waxaa ku sugan Cii damo aad u farabadan iyo mas’uuliyiintii Gobol kaas ay u magacaawday dowladdii hore ee Ma xamed Cabdullaahi Farmaajo, kuwaas oo dii dan in Ciidamada Jubbaland iyo Mas’uuliyiinta Maamulkaas ka howlga laan Gobolka Gedo.

MAXAA KA JIRA INUU FACEBOOK KA SOO HADLAY SHAAH-MACABE?

Waxaa Dorraad qoraal lasoo dhigay ako onka barta Facebook oo uu ku qoran yah ay magaca Korneel Mukhtaar Xasan Tifow oo ku magacdheer (Shaah-macabe), kaa soo lagu la’ yahay dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah Gob ollada Dhexe oo u dhaxee yay ciidamada dowl adda Soom aaliya iyo kooxda al-Shabaab.

Shaah-macabe oo ah Taliyaha Guutada 25-aad ee ciidamada Xoogga dal ka ayaa nolol iyo geeri lagu waayay, kadib weera rkii ay Al-Shabaab ku qaadeen sal dhigyo ku yaalla dee gaanka Cowswayne ee gobol ka Galgaduud, kaas oo geystay khasaare xoogan.

Bartan oo la sheegay inuu taliyaha leey ah ay ayaa lasoo dhigay qoraal muujinaya inuu nabad qabo.

Jawaahir Baarqab oo ah guddoomi yaha ur urka haweenka gobolka Banaadir, isla markaa na ay ehel dhow yihiin Taliye Shaah Macabbe, oo aan la hadalnay ayaa sheegtay inaysan ilaa iyo haatan wax war ah ka heynin taliyaha.

"Waxaan xaqiijinayaa in laga jabsaday barta Facebook, asaga maaha waxa qor aalka soo dhigay, warna kama heyno,” ayay tiri.

Jawaahir ayaa sheegtay in laga yaabo in dad doonaya inay ku qaraabtaan mag aciisa ay jabsadeen bartiisa oo ay qoraalkanna soo dhigeen.

Jawaahir Baarqab oo markii uu soo baxay warka ah in la la’yahay taliyaha la hadashay BBC ayaa sheegtay in qoys ahaan aysan cadd eyn karin inuu nool yahay ama inuu geeriyooday.

"Marka horeba askariga Soomaaliyeed iste ellaha marka uu xirto geeri iyo nolol ayuu u dhaxeeyaa marka nin taliye ah oo guuto dhan loo dhiibay wiilal badan oo So omaaliyeed ayuu madax u ahaa, annaga nolol iyo geeri waan naqaanaa, walaalkay wuu imaan doonaa had duu Alle idmo oo uu nool yahay haddii uu dhi ntana waa eh elu janno, laakiin isagoo caa fimaad qabo inuu yimaado baanu jecel nahay. Meesha caano shub uma uusan tagin Ugaas la soo duubaayo ma uusan ahayn, guul iyo ge riba ninka ragga wuu ka filanayaa goobta dag aalka,” ayay tiri Jawaahir.

Laakin Jawaahir Baarqab waxay shee gtay inaysan ogeyn halka ay ka keeneen dadka ba raha bulshada ku soo qoraya inuu geeriyooday Shaah macabbe.

Waxay sheegtay in geeridiisa ay xaqii jin karaan wasaaradda gaashaan-dhigga, warfaafi nta ama taliyaha milatariga Soom aaliyeed iyo qoyskiisa oo ay qasab tahay in loo sheego oo ay aasaan haddii uu geeriyooday.

Dhanka kale waxay sheegtay inay jiraan xo go ay heleen oo tibaaxaya in Tali yaha uu nool yahay oo uu badqabo oo shaqo qaran ku jiro.

Waxa uu ku soo koray oo waxbara shada dugsiga hoose dhexe ku qaatay tuulada Biya Cadde ee gobolka Shabeella da dhexe. Halka waxbarashada dugsiga sare iyo jaamacaddaba uu ku qaatay mag aalada Muqdisho.

Waxa uu hoggaaminayay guutada Cumar Binu Khadab oo horay loo oran jiray gutada 25-aad halka ka horna uu ah aa abaanduulaha guutada 4-aad qeybta 27-aad ee ciidamada xogga dalka Sooma aliyeed, markaas oo uu ka hawlgalayay Hirshabeelle.

Waxa uu ahaa nin afgaaban oo ahlu diin ah oo geesi ah yaqaanana sida cado wga loola daggaallamo. Qof kasta oo Soo maaliyeed sa axib ayuu lahaa,” ayay tiri Jawaahir Baarqab.

”Waxa uu ka mid ahaa ciidamadii badba ado qaran oo markaas u arkayay waxa dhacayay xilligaas aanay macquul ahayn,” ayay tiri Jaw aahir oo ay ilmo adeer yihiin Shaah-macabbe. Isha: BBC Somali

Xoghayaha QM oo wal aac xooggan ka muujiyay dhibatooy inka ka socda M/ Jeniin ee Daanta Galbeed

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhibatooyinka ka socda magaalada Jeniin ee Daanta Galbeed, kadib markii Ciid amada Israa’iil ayhalkaasi ka bilabeen hawl galkii ugu ballaarnaa muddo 20 sano ah oo ay ciidamada

Israa’iil ku bartilmaameedsanayaan Shacabka reer Falastiin ee magaalada Jeniin.

Ciidammada Israa’iil, ayaa magaalada Jeniin, ka bilaabay weerarro ballaaran oo cir iyo dhul ah, halkaas oo ay ku dileen 9 falastiiniyiin ah, halka 28 kalena ay ku dhaawacmeen.

Sidokale, Hay’adda Qaramada Midoob ay ee Gargaarka Qaxootiga Falastiin "UNRWA” ayaa soo saartay Bayaan Isniintii Dorraad, si loo hu biyo xaaladda dad ka ku waxyeelloobay xero oyinka magaa lada. UNRWA, ayaa ku baaqday in Ciidamada Israa’iil ay si degdeg ah u jooji yaan howlgalka, si dadka dhaawacmay ay u helaan daryeel caafimaad.




Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadlay weerarka ka dib ayaa sheegay inay khaladaad dhanka Loojistikada ahXIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

2 Sebtembar 2023

Waxaa hadda toddob aad laga joogaa tan iyo markii uu dhacay we erarkii deegaanka Cow sweyne ay al-Shabaab ku qaadeen kaas oo la sheegay inuu khasaare badan ka dhashay. Weerarka ayaa waxaa ka dhashay su’aalo badan oo qaarkood ilaa haa tan aan jawaab loo haynin iyadoo dad badan ay dhaliileen weerarkaas, kuwaas oo sheegay inay jiraan khaladaad horse eday dhibaatada ka dhacday Cawsweyne.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan She ekh Maxamuud, oo hadlay weerarka ka dib ay aa sheegay inay khaladaad dha nka farsamada ah ay jiraan baaritaanna lagu sameyn doono wixii dhacay.

"Kuwa awoodda ciidanka ku takri falay qiy aanada ku sameeyay waqtigii lala xisaabtami lahaa waa la joogaa waana lala xisaabtamayaa dowladnimo waa isla xisaabtan,”ayuu yiri mada xweynaha. Madaxweyne Xas an Sheekh XIGASHADA SAWI RKA,VILLA SOMALIA

Sidoo kale waxa uu madaxwe ynuhu sheegay in ay jiraan dad tashwiish ku furaya ciidanka qalabka sida.

"Kuwa ciidanka tashwiishka gelinaya waa Shabaab, noogama sokeeyaan kuwa hubka iyo qarax wata maalinteeda ayaa loo tegeyaa sark aal ha ahaado qofkii qalad sameeya waa lala xisaabtamayaa laakiin yaanay ciidamadu qalad kaas u raacin,”ayuu intaa raaciyay.

Siduu weerarka u dhacay?

Weerarka deegaanka Cowsweyne - oo qiya astii 20 kiilo mitir u jira - degmada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud ayaa la sheegay inuu qaraxyo iyo weerar toos ah ku bilawday ka dib markii al-Shabaab ay weerar ku qaadday saldhi gga ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gorg or iyo ciidan dhowaan laga keenay Uganda ay ku lahaayeen deegaanka Cawsweyne.

Khasaare intee la’eg ayaa ka dhacay Cawsweyne?

Ka dib weerarka Cowsweyne kooxda al-Shabaab ayaa soo saa rtay war saxaafadeed ay ku sheegeyso inay dishay 178 askari. Waxay sheeg een inay weer areen sad dex saldhig oo ay degganaayeen 1,500 oo as kari, ayna si buuxda ula wareegeen.

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirro ku saa bsan weerarka Cows Weyne. Illaa hadda ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka taliska ciidamada Soomaaliya iyo Wasaaradda Gaashaandhiggaba oo ay ku shaacinayaan khasaaraha rasmiga ah ee weerarka.

Hase yeeshee Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay dagaalkii ka dhacay Cawsweyne ayaa sheegay in qasaaraha ka soo gaaray ciid amada dowlada uu ka yar yahay kan soo gaa ray al-Shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan ciidamada dowlada ka soo laaban doonin dagaalka lagula jiro Alshabaab.

XIGASHADA SAWIRKA,VILLA SOMALIA

"Al-Shabaab tirada ay sheegeen inay ka dile en ciidamada xoogga waa been, illaa 190 mal eeshiyada Shabaab ah ayaa la diley waxayna ku aaseen xabaalo wadareed, waana la gaari doonaa, sawirro ay isku soo xirxireen oo ah ku wo hore ayay baraha bulshada soo geliyeen.” Ayuu yir Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa sheegay inaysan ciidamada dowlada ka soo laaban doonin dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Dadka dhaliila nidaamka dowladda Madaxwey ne Xasan ayaa ku baaqay in weerarkan qiya ano badan ku jirto loona baahan yahay in baar itaan lagu sameeyo weerarkan.

Deegaannada ay ilaa iyo haatan dowladda dib uga baxday iyo sa babta?

Waa Ciidamada Gorgor oo ku sugan Cawswey ne ka weerarka Al-shabab

XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

Ciidamada dowladda ayaa dib uga baxay de gaano ay hore al-Shabaab uga qabsadeen weji gii koowaad ee dagaalka, kuwaas oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Saraakiisha ciidamada ayaa laga soo xigtay in ciidamada dawladdu ay dib uga soo gurteen magaalooyinka iyo degaanada Ceel Dheer, Ma sagaway, Budbud, Wabxo, Galcad, Ceel-buur, Galhareri. Wasiir ku xigeenka amniga Gal mudug Cali Cabudllaahi ayaa BBC-da u sheeg ay in sababta ay ciidamada dowladda dib uga soo baxeen deegaannadaas ay tahay xeelad dagaal maaddaamaa sida uu sheegay ay la dagaallaamayaan kooxda al-shabaab oo daga alkoodu yahay ku dhufo oo ka dhaqaaq.

Mar sii horreysayna taliyaha ciidanka xoog ga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sh. muxudiin oo ka hadlay sababaha ciidanka dowl adda usoo baneeyeen qaar ka mid ah furimaha dagaalka ayaa sheegay farsamo jirto awgeed.

Dhanka kale Wasiirka Cadaaladda iyo Arim aha Dastuurka ee Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud, oo ku sugan jiidaha dagaalka ee gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, ayaa BBC u sheegay in ka bixitaankii ciidamada Dawladda ee degmada Ceelbuur uu ahaa xeelad dagaal, isla markaana uu hadda socdo dib u qaabaynta hawlgalka la doonayo in Al-Shabaab looga saaro deegaannada ay maamulaan ee ku ya ala Galmudug.

Hase yeeshee Cabdisalaan Guuleed oo ka faallooda arrimaha aminga ahna guddoomiye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda ee NISA ayaa sheegay in hadalka wasiirka uus an ahayn mid ka turjumaya waxa dhabta ee jira ayna tahay in wixii dhacay lagula xisaabtamo dadkii mas’uulka ka haa. Waxaana jira dad b adan oo aaminsan inay arintan ayaa ka dhala tay dagaalkii Cowsweyne ee Sabtidii 26-ka bi shii Ogosto waxaana ka dhashay su’aalo bad an oo ku sabsaan in khaladaad hoggaamineed oo ciidamada dowladda ka dhex jira.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cab di Barre, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhi igga u soo daatay ee dalka looga sifeynayo Al shabaab.

"Halgankan aad dhiigga badan u soo hurteen lama aqbali karo in la majo xaabiyo, cid walba waa lagula xisaabtamayaa masuuliyadda saar an, idinkuna waxaad tihiin geesiyaal diyaar u ah duruufta ugu adag in ay kula dagaalamaan cadowgooda, waxaad u dhimanaysaan, u- gaa joonaysaan waa waddankiina oo aad cadowga ka difaacaysaan,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo meel fagaaro ah kula hadlayay ciidamada.

XIGASHO:-BBC

Iskahorimaad Ku Dhex Maray Israel Soo Galooti Eritrean ah

In ka badan 100 qof ayaa ku dhaawa cantay isku dhacyo u dhexeeya kooxo iska soo horjee da oo ka soo jeeda dalka Eritrea oo ka dhacay magaalada Tel Aviv ee Isra’il. Dagaalka ayaa dhacay kadib markii boqolaal Eritrean ah oo ka soo horjeeda dowlada Eritrea ay ku dhawaade en goob ay ka socotay munaasabad lagu taage erayay dowladda.

Dibad-baxayaashu waxay jabiyeen xayndaab yadii booliiska waxayna burbu riyeen muraaya daha gaadiidka booliiska iyo baabuurta kale iyo sidoo kale daaqa daha dukaamada u dhow, sida uu sheege en saxafiyiin goobtaas ku sugnaa.

Sidoo kale waxaa u suurta gashay in ay gudaha u galaan goobtii ay ka socotay safaarada Eritrea oo ay ku jabiyeen kura astii iyo miisaska.

Magen David Adom, adeega caafimaad ka degdega ah ee Israel, ayaa sheegay in ay daweeyeen 114 qof, kuwaas oo sideed ka mid ah ay xaaladoodu halis tahay.

Muuqaalo lagu baahiyay baraha bul shada ayaa muujinayay taageerayaa sha dowladda Eritrea oo budad ku garaac aya dibadbaxayaasha ka soo horje eda dowladda.

Dadka ku dhaawacmay isku dhacan ay aa wax aa kamid ah illaa soddon askari oo kamid ahaa ciida madii doonayay inay kala dhex galaan kooxaha iska soo horjeeday.

Booliska ayaa sheegay in ay xireen 39 ka mid ah dadkii banaanbaxayay kuwaa soo lagu tuhunsan yahay inay dhagxaan ku tuureen ciidamada boolis ka. Madaxweyne Isaias Afwerki oo 77 jir ah ayaa soo xukumayay Eritrea tan iyo markii ay xornimada qaadatay 1991.

Asmara waligeed doorasho ma qaban. Xisbiyada siyaasadda waa la mamnuucay, waxaana si weyn loo xaddiday xorriyadda hadalka iyo saxaafadda.

Ma jiro baarlamaan ama maxkamado madax ban naan ama ururrada bulshada rayidka ah. Intaa wa xaa dheer, waxaa jira adeeg ciidan oo qasab ah iyo nidaam sha qaale qasab ah, kaas oo ay ka cararaan dad badan oo Eriteriyaan ah.

Bannaan-baxayaasha dowladda ka soo horjeeda ayaa horay uga codsaday bo oliiska in la joojiyo xaf ladda lagu taageera yay dowladda, taasoo ay soo qabanqaa bisay safaaradda Eritrea. Kala qaybsana an xooggan ayaa ka dhex jirta ku dhawaad ​​20,000 oo Eritrean ah oo ku nool Israa’iil.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip