HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 30-KA AGOOSTO 2023-KA

0
Wednesday August 30, 2023 - 08:34:24 in Wararka by
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 30-KA AGOOSTO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
 

Madaxweyne Xasan Sheikh: Waxaa la joogaa waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa awoodda ciidanka ku tagri falay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka dhawaajiyay in la joogo wa qtigii lala xisaabtami lahaa, kuwa uu shee gay inay awooddii ciidanka la siiyay ku tagri faleen.

"Waxaa la joogaa waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa awoodda ciidanka la siiyay ku tagri falay, qiyaanada sameeyay, dadka mara dab dabeeyay. Waagii lala xisaabtami lahaa waa la joogaa,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud wu xuu sheegay sarkaal iyo askari kaste oo ciid an ka ku dhex jira oo qalad sameeyay in lala xis aabtami doono. Sidoo kale wuxuu sheegay ku wa ciidanka tashwiishka galiya inay lamid yihiin Shabaab.

Isagoo hadalkiisa wata, madaxweyne Xasan Sheikh ayaa beeniyay in Shabaabku weerarkii Cowswayne ay ku dileen 180 askari oo katirsa naa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha waxa uu sheegay khasaar aha dhimasho ee ugu badnaa weerarkii Cowsw ayne in uu gaaray kooxda Alshabaab. Wuxuu sheegay inay xabaalo wadareedyo ku aaseen maleyshiyaadkii looga dilay dagaalka.

Wuxuu sheegay waxyaabaha ay soo ban dhigeen Shabaabku, inay ahaayeen sawirro la isku jarjaray oo ay ku jiraan weeraro ay horey ugu qaadeen ciidanka Dowladda iyo ciidanka ATMIS.

Madaxweynaha ayaa hadalka ku sheegay farriin uu Xalay jeediyay, taasoo uu kaga hadla yay dagaalka Dowladda kula jirto Shabaab. Wa xaana hadalkiisa uu kusoo beegmay, xilli ciida mada xoogga dalka ay kasoo baxeen qaar ka mid ah furimihii dagaalka ee ay ku jireen.

Guddiga difaaca ee golaha Shacabka oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka ka dhan ka ah khawaarijta

Guddiga difaaca ee golaha Shacabka BFS ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaal ka ka dhanka ah khawaarijta, wuxu una shacab ka ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidanka Qaranka

Xoghayaha guddiga dif aaca ee BFS Xildhibaan Ax med Cabdi Kooshin oo la hadlay saxaafadda ayaa marka hore ka warbixiyay kulan uu guddiga difaaca Dorraad la qaatay Wasiir kuxigeenka wasa aradda gaashaan dhi ga xildhibaan Cabdifat aax Qaasim iyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka. Kulanka ay uu sheegay inuu ku saabsanaa is xog waraysi , ga ar ahaan xaaladda dalka, dedaallada Ciidan ka xoog ga dalka ku jiro,cirib tirka khawaarijta, gu ulaha la gaaray, goobaha la xoreeyay, caqa badaha jira.

Axmed Cabdi Kooshin oo aqrina yay baaq ay soo saareen guddiga difaaca ayaa sheegay inaan horumar la gaarayn, inaan bar waaqo la gaarayn inta cadowgu dalka ku jiro, sidaas dar aadeed na loo baahan yahay in loo tafa xayto ciribtirka khawaarijta. Xildhibaan Kooshin oo ku hadlayay afka Xubnaha guddiga difaaca ee BFS ayaa sidoo kale ugu baaqay xil dhibaan nada labada gole, bulshada qayb aheeda kala duwan iyo guud ahaan shac abka Soomaali yeed in ay ciidamada qalab ka sida hiil iyo ho oba isla garab taagaan. Xoghayaha guddiga dif aaca ee BFS Xildh ibaan Axmed Cabdi Koo shin ayaa sheegay in guddigu ay ka digayaan in la siyaasade eyo dedaallada uu ciidanka xoo ggu ku jiro, lagana fogaado wixii dhiirri gelin u ah arga gixisada uu gabbalkoodu dhacay.

Jen.Muungaab oo ka hadlay arrin hadal hayn badan dhalisay oo la xiriirta dagaalka

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyoduqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Ma xamed Xuseen (Muu ngaab) ayaa ka hadlay da gaalka Al-Shab aab, xilli ay taagan tahay hadal haynta weerarkii dhawaan Al-Shabaab ay ku qaa day ciidanka xoogga ee ku sugnaa deega anka Cowswayne ee gobolka Galgaduud.

Mungaab ayaa ugu horeyn tii ku baaqay in aan la siyaas adeyn dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah, kaasi oo ay dhici karto in kha saare kasoo gaaro ciidanka xoogga dalka, ma adaama dagaal lagu jiro.

"In dowladnimada guulaysato cadowga Al-Shabaab-na laga adkaado waa danta cid kas ta. Waxaan bogaadinayaa Guulaha laga gaar ay dagaalka Khawaarijta ayna ugu dambaysay xurayntii degmada Cee lbuur,” ayuu yiri Jener aal Mungaab.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay qaybaha kala duwan ee bulshada "in ay hiil iyo hooba ay la garab-istaag aan Madaxweyn aha Jamhuu riyadda Federaalka Soomaa liya iyo ciidamada qalabka si da ee ku howlan har iyo habe en ka xoraynta dalka cadowga Al-Shabaab.

"Cidii doonaysa in ay siyaasad ka dhex raad iso Xuraynta Dalka Iimaanka Allah hageliyo ,waxaana leeyahay war hooy (Sid aasi geela lo oma kaxeeyo),” ayuu sidoo kale ku yiri qoraal uu soo saaray Jeneraal Mungaab.

"Jayshkayagoow Guulaysta. Guulayso Fa khaamata ra’iis. Guushaadu waa guu sha Uma dda Soomaaliyeed.”

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada fal-ce lin xooggan ay ka dhalatay weerarkii ay dorr aad kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhigyo ku yaalla deegaanka Cowswa yne, kaasi oo khasaate lixaad leh lagu gaa rsiiyay ciidamada huwanta, laguna dha liilay dowladda dhexe.

Dowladda oo mar kale ka digtay faafinta dicaayadda Khawaarijta

Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dal xiiska dowladda FS ayaa mar kale ku celis ay digniin ku aadan faafinta dic aa yadda Khawaar ijta oo jab badani ka soo gaaray furimaha dagaalka.

Wasiir ku xigeenka wa saaradda warfaa finta, dha qanka iyo dalxiiska dowl adda FS Md Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo shir jara a’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa si adag uga hadlay dadka faafinaya fariimaha marin ha baabinta ah ee ku saabsan dagaalka dowladdu kula jirto Khawaarijta, isagoo xusay in dadkaas qaarkood ay si ula kac ahu faafinayaan dicaa yadda argagixisada, taas oo uu ku tilmaamay fal dambiyeed dowladdu kula xisaabtamayso cid walba oo ku kacda.

Dhinaca kale wasi

ir Al-cadaala ayaa xusay in hawlgalka Khaw aarijta looga sifay nayo Galmudug uusan wax ba iska badalin, islamarkaana uu ku socdo sidii dowladdu u qorsheysay.

Waxa uu ugu hambalyeeyey ciidanka xoog ga dalka, daraawiishta Galmudug iyo ciidama da deegaankaba guulaha waa weyn ee ay todobaadyadii ugu dambeeyey ka soo hooyeen furimaha dagaalka.

R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay shir ku saabsan Isku-duwidda deeqaha.

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Maxam uud Ca biraxmaan Beene-beene ayaa Shalay si rasmi ah u daahfurtay Qaab-dhismeedka Guddiyadda Tiirarka, Hab-raaca Cusub ee Wadashaqeynta Isku-duw idda Deeqaha.

Waxaa shirka si rasmi ah u daahfuray Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka Md. Salaax Axmed Jaamac, wax aana furitaanka munaasabadda khudbado ka jeediyay Wasiirka Qorsheynta, Maalga shiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Md. Maxamuud C.Sheekh Faarax (Beeneb eene).

Nin Oday ahaa oo lagu dilay degmada Afgo oye iyo faah faahino kasoo baxaya

Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya kooxo hubeysan oo Xaafada Fayuuma ee degmada Afgooye Gobolka Shabeellaha Ho ose kudilay Alle ha u Naxariistee Nin Oday ah aa oo kamid ahaa dadkla kunool degmad aas.

Ninka la dilay oo lagu Ma gacaabi jiray Cabaas Osman Abshir ow ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheeg aya an inuu ahaa Nin ku Shaqeysan jiray Gawaa rida nooca Raaxada ah ee loo yaqaano Tax, iyada oo dadkii ka da mbeeyay dilka ay go obta ka baxsadeen.

Ciidamo katirsan kuwa laamaha Amniga de gmada Afgooye ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, iyaga oo same eyay howlgallo baarita ano ah wallow aysan ku guuleysan inay gacan ta ku dhigaan dadkii ka dambeeyay dilka Ninka Odayga ah.

Ilaa iyo hadda lama oga sababta loo dilay Cabaas Osman Abshirow iyo cidda ka dambe eysay dilkiisa, hayeeshee laama ha Amniga degmada Afgooye ay sheege en inay wadaan baaritaano xoogan oo ku aadan sidii lagu soo qaban lahaa dambii layaasha.

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeella ha Hoose ayaa horay dhowr jeer loogu dilay dad isugu jiray Mas’uuliyiin, Askar iyo Odayaal dhaqan, iyada oo dilalkaas ay horay u sheegte en inay ka dambeeyeen Al-Shabaab.


Horjoogihii Al-Shabaab ee gobolka MUD UG oo isu soo dhiibay dowladda

Horjoogihii kooxda Al-Shabaab ee gobolka Mudug ayaa Dorraad usoo gacan galay ciidam ada xoogga dalka Soomaaliy eed iyo Daraawi ishta dowlad-goboleedka Galmudug

Horjoogahan oo lagu magacaabo Nuur-deeq Cabdullaahi Maalinguur ayaa waxa uu ciidanka gacanta ku dhigeen isaga oo maraya duleedka Bacaadweyne, sida lagu sheegay bayaan koo ban oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta.

Horjooge Nuur-deeq ayaa markaas wat ay gaari nuuca raaxada ah iyo qori AK-47 ah, wux uuna ku socdaalayay duleedka dee gaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in qaba shadiisa kadib horjooge Nuur-deeq loo sii gudbi yay degmada Wisil ee gobolka Mudug, halka asi oo ay ku sugan yihiin masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda federaalka iyo maamulka Galm udug

Masuuliyiintaan ayaa waxaa kamid ah wasi irka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi, Xildhibaano heer federaal iyo heer Galmudug, maamulka gobolka Mudug , saraakiil iyo masuuliyiin kale, kuwaasi oo ku sugnaa goobtii Dorraad lagu soo bandhigay horjoogaha.

Ninkaan ayaa hadda lagu hayaa degmada Wisil ee gobolka Mudug. Mana jiro wax war ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab ee uu hor joogaha Mudug u ahaa.

Deegaanada Galmudug ayaa waxaa si hab sami leh uga socda howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyada oo dhawaan si rasmi ah uu u bilaaban doono wejiga labaad ee dagaalka, waxaana ciidmada dowladda iyo kuwa dadka deeegaanka ay horay kooxda uga qabsadeen degmooyin istiraatiiji ah.

Si kastaba, Dowladda federaalka Soomaali ya ayaa muddooyinkii dambe soo ban dhigay say xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo u soo gacan galay, xilli uu dalka ka socdo guluf culus oo ka dhan ah kooxda, kaasi oo dee gaano badan looga qabsaday.

Dowladda Maraykanka oo Soomaaliya ugu deeqday taageere dhaqaale oo dhan $92.6 million

Dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Ma reykanka la saxiixatay heshiis horumar ineed oo ku kacaya $92.6M, si loo horma riyo adkeys iga, xasilloonida, kobaca dhaqa alaha, iyo do wladnimada.Wasiirka qorshayn ta xukuumadda

So oma aliya, Maxamu ud Cabdiraxmaan Been ebeene oo ka mid ah wasiirrada saxiixay hesh iiskan, ayaa sheegay, in heshii skan dhaq aale uu yahay mid muhiim u ah ka soo kaba shada xaaladda bin i'aadantin imo ee dalka. Wasiir Beene Be ene wuxuu sheegay taagee rad ani inay tahay middii labaad labo sano gud aheed. Waxa uu sheegay sa nadkii hore in hay' adda USIAD ay Soomaali ya ka fulisay masha ariic ku kacaysay dhaqaale dhan in ka badan $70M. Wasii rka ay aa sheeg ay mashruucaan in si gaar ah loogu horumari ndoono kobcinta dhaqaalaha, u adk eysiga ca qabadaha, awood siinta dhalinyarada iyo haw eenka iyo qorshaya asha waxbarashada carru urta.

Heshiiskan ayaa ka tarjumaya sida uu wa siirku sheegay, iskaashiga qotoda dheer ee Mareykanka iyo Soomaaliya.

Dhinaca kale, wasiirka Maaliyadda So oma aliya, Biixi Imaan Cige, ayaa sheegay inay taa geeradan kusoo beegantay xilli muhiim ah oo ay Soomaaliya ku jirto dagaal dalka looga xor aynayo kooxda Alshabaab Wasiir Biixi waxa uu sheegay in dhul badan oo la xoreeyay loo baahan yahay in la gaarsiiyo adeegyada Aas- aasiga ah.

Wasiiro Ka Socday Puntland Oo Wada hadal Gaar Ah La Yeeshay Madaxda Safaarada Denmark Ee Soomaaliya

Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada maamul ka Puntland ayaa kulan gaar ah la qaatay ma dax ka tirsan safaarada Dernm ark ee Soom aaliya.

Mas’uuliyiinta ka soc otay Puntland oo kala ah Wasiirka Qorsheyn ta Maxamed Sic iid Far oole, Wasiirka Maaliyad da Maxamed Cabdirax man Dhabancad iyo Wasiiru Dowlaha Madaxt ooyada Cabdifataax Maxamed Cabdinuur ayaa si gaar ah wadaha dalka ula yeeshay xubno uu hoggaam inayay Madaxa Arrimaha Mashaarii cda iyo Siyaasadd a ee Safaarada Denmark Jens-peter kamanga dyrbak.

Kulanka ayaa inta uu socday loogaga had lay Hanaanka Dowladda Dhiska Soo maaliya, Mashaariicda hortebinta u leh Puntland iyo Sidii gargaar Bani’aadanimo loo gaarsiin lahaa dad ka Gobolka Sool.

Wasiiradan ka socday maamulma Punt land ayaa ku amaanay dowladda Denma rka dadaal ada horumarineed ee ka wado dalka, iyagoo dhankooda a warbixin kasi iyay xaalada guud ee deenada Puntland.

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khas aare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya da gaal ciidanka Macawiisleeyda iyo kuwa Al-sha baab ku dhexmaray deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yim id kadib markii xub no ka tirsan dagaala mayaa sha Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ciid

anka dib u xure ynta deegaanka ay ku lahay een deegaanka Ab ooreey oo qiyaas ahaan

degmada Buula burte kaga beegan dhinaca Bari ilaa 20 KM. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid xo ogan oo labada dhinac ay isku adee gsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana dhawaqa hubka qaarkiis laga maqlaayay meelo ka fog deegaanka Abooreey.

Qof ka mid ah dadka deegaanka Aboore ey ee gobolka Hiiraan oo la hadlay Sha bakada HOL ayaa inoo sheegay in dag aalka ay ku dhi nteen ilaa afar ruux oo sadax ka mid ah yihiin kooxda Shabaab ee weerarka ku qaaday de egaanka.

Xubnahii Shabaabka ee weerarka ku dee gaanka Aboorey ayaa wararkii ugu dambeeyay sheegayaan iney dib uga talaa been Wabiga Shabeelle dhinaca Galbeed ee gobolka Hiiraan oo ay markii horaba kasoo gudbeen.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Laascaanood

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dorraad si weyn loogu soo dhaweeyay Maga alooyinka Yagoori iyo La ascaanood.Yagoori oo dhacda Bariga Gobolka Sool wa xay ka mid tahay goobaha ay Ciidama da SSC dagaalka kula wareegeen maalintii Jimcaha. Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka ambabaxay Magaalada Garoowe ayaa waxaa magaalooyinkaasi ku soo dhawee yay Garaad ada Dhaqanka SSC, siyaasi yiinta, waxgarad ka, dhallinyarada iyo hawe enka deegaanka.

Axmed Karaash oo ka mahadceliyay sida dii ran ee halkaasi loogu soo dhawee yay ayaa sheegay in Puntland ay garab taagan tahay dadka reer SSC Khaatumo.

Waxa uu sheegay inay ixtiraamayaan go’a anka dadka deegaanka, haddii ay Puntland wax ku darsanayaan iyo haddii ay gonidooda u noqonayaan maamul gaar ah, isla-markaana ay ku garab siinayaan, illaa iyo inta ay cagahoo da kaga istaaga yaan.

Karaash ayaa xusay inaanay Puntland qayb ka ahayn dagaalada Gobolka Sool, wixiise had da ka dambeeyo ay dadka dee gaanka ku gac an siinayaan, halganka uu sheegay in ay ku dif aacayaan naftooda iyo deegaankooda.

"Ugu dambayn waxaan u mahad celinayaa guud ahaan bulshada deega anka, oo uu ugu horreyo Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabd iqaadir Aw Cali Firdhiye & guddoonkiisa, Isim ada Dhaqan ka, Cabdirisaaq Khaliif Axmed (Gu doomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somalil and), sidoo kale waxaan bogaadin iyo mahad celin ballaaran u dirayaa Saraaki isha, naftood

hurreyaasha ciida nka, jamaahiirta, haweenk

a iyo dhallinyarada.” Ayuu yir Karaash

Madaxweynaha Somaliland oo aqbalay go'aamadii guddida dhexdhexaadinta ee khilaafka doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u aqbalay go'aama dii ay soo saareen guddida dhaqanka ee dhe xdhexaadinaysay khilaafka doora shooyinka Som aliland.

Guddidii dhaqan ka ee dhexdhexaadi say khila afka siyaa sada ee mudada badan soo jii tama yay, ayaa Xalay si rasmi ah ugu dhaw aaqay in madaxweyne Biixi uu aqbalay go'a ankoodii.

"Waxaanu halkan uga mahadnaqaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, qodobadii aanu ku dhexdhexaadinay khilaaf kii inta badan soo jiidanayay, wuu aqbalay dhammaana wuxuu u qaatay siday ahaa yeen" Afhayeen u hadlay guddida ayaa sida warbaahinta u sheegay.

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa iyaguna Dorraad aqbalay go'aanka guddida, sidookale qaar kamid ah ururada siyaasada oo markii hore kasoo horjeestay go'aanka ay aa la sheegay in madaxwe ynuhu ku qanciy ay in ay aqbalaan.

Dhinaca kale guddida beesha ay jabhada Gacanlibaax kasoo jeedo, ayaa iyaguna Dorr aad ku dhawaaqay in ay aqbaleen go'aama dii lagu soo rogay oo ahaa in ay jabhada 5 cisho gudahood buurta kaga soo dajiyaan, isla markaana ay bixiyaan magta askartii ay dhawaan jabhadu laysay.

Hoggaamiyaha milatariga Sudan oo ay u suurta gashay in dalka uu ka baxo

Saraakiisha dalka Sudan ayaa shee gay in taliyaha ciidamada qalabka sida Jen eraal

Abdel Fattah al-Burhan uu ka dho ofay dalk aasi isagoo u duulay dalka Masar si uu ula kulmo madaxweyne C/fat aax al-Sisi.

Waa markii ugu hore ysay ee hogaamiya ha mili tariga Sudan uu dalka ka baxo tan iyo markii uu dag aalku halka asi ka qarxay bishii April, kaa soo u dhaxeeyay ciidamada milatar iga iyo ciidamada RSF.

Madaxweynaha Masar ayaa taageeray Gen Burhaan intii uu socday dagaalku, iyad oo Qaramada Midoobey in isku dhacdo ay ku qas been in ka badan afar mil yan oo qof oo reer Suud aan ah inay ka cara raan gurya hoo da. Dhowr maalmood ka hor ayaa hoga amiyaha militariga Sudan waxa uu ku xay irnaa gudaha xarunta ciidamada ee Khar toum.

In Jeneraal Burhaan uu hada dalka ka dhoofo si uu wada hadal ula yeesho xula fad iisa Masar, waxa ay cadeyn u tahay in cada adiskii ciidanka uu yaraaday.Kooxda RSF ee ay iska soo horjeedan ayaa laga yaabaa in la gu wiiqay caasimadda.

Laakin gobolka Darfur ayaa RSF ay ku xoogan tahay waxayna ka gaystaan halkaa weerraro isir ku saleysan.

Xiliga la bilaabayo Maxkamadeynta Trump oo la shaaciyey

Garsoore federaal ah ayaa bisha Maarso ee sannadka dambe u muddeeyay in la qa bto dhagaysiga dacwad ka dhan ah madax weynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.

Dacwaddan ayaa ku saabsan eedo la xiriira in uu qorsheeyey inuu afgembiyo

doorashada madaxtinimada ee looga adkaa day sanadkii 2020-kii. Maxkamadeynta taar iikhiga ah ayaa ka dhigan in ay dhaceyso xilli ololaha doora sha da is-reebreebka xisbiga Jamhuuriga dhexdiisa ah ay meel xasaasi ah mareyso.

Trump ayaa ah musharraxa ugu cadcad xisbiga Jamhuuriga doorashada dhaceysa 2024-ka.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Don ald Trump ayaa maalmo ka hor laga siidaa yay xabsiga Fulton County ee mag aalada Atlanta, ku dhawaad 20 daqiiqo oo uu halk aas ku jiray, kadib markii lagu soo eedeeyay dambiyo la xiriiran isku daygii uu ku doonayay in uu ku baabi’iyo guuldaradii dib u doora shadiisa 2020-ka ee doorash adii gobolka Georgia.

Waxa uu yimid xabsiga magaalada Atlanta, iyada oo halkaas looga qaaday sawirka laga qaado maxa abiista, kaas oo kaddibna la shaaciyay.

Trump ayaa la sii daayay iyada oo la sugayo dacwadda kadib markii uu dhigay lacag damaanad ah dhan $200, 000 oo ay qareennadiisu horraantii toddoba adkan ay kala xaajoodeen xeer-ilaaliyaha degmada Fulton Fani Willis.

"Wixii halkan ka dhacay waa caddaalad darro, wax khalad ah ma sameyn, qof walbana waa ogyahay” ayuu yiri Trump.

Guddiga difaaca ee Golaha Shacabka BFS ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, wuxuu shacabka ugu baaqay in ay garab istaag

aan ciidanka Qaranka.


FC BARCELONA LAMINE YAMAL OO LAGA YAABAA INUU KUBIIRO REAL MADRID AAN LA MALAYN KARIN: WARBIXIN


Mucjisada FC Barcelona Lamine Yamal ayaa laga yaabaa in lagu riixo inuu ku biiro kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid horaantii ilaa barta mihii 20meeyadii sida uu sheegayo wariyaha AS Javi Miguel.

16-sano jirkaan ayaa jabiyay tiro rikoor ah oo soo saaraha ugu da’da yar tan iyo markii uu ka soo muuqday kooxdii ugu horeysay ee Xavi Hernandez guga.

Intii lagu jiray preseason, wuxuu burbu riy ay Tottenham Hotspur si keligiis ah isa ga oo abu uray seddex gool Joan Gamper Trophy ta as oo qayb ka ah waxa lagu tilma amay qaab ciyaareedkii ugu fiicnaa kulan kii saaxiibtinimo ee dhaqameed tan iyo markii uu Lionel Messi ka horyimid Juvent us 2005tii.

Kaarka cas oo uu qaatay Raphinha ciyaartii furitaanka ee 2023/2024 ee Getafe ayaa u gogol xaareysa in da’yarka laga qaato garabka midig ee ka hor xafiiltanka booska sida Ferran Torres iyo Ansu Fati.

Labadii ciyaarood ee ay la kala ciyaare en Cadiz iyo Villarreal, Yamal waxa uu sa cab badan ka helay taageereyaasha haddii ay Barca ku su gan tahay gurigeeda iyo haddii ay marti tahayba.

Ka dib kulankii danbe, guul soo laaba sho oo xiisa leh oo 4-3 ah, wa xaa lagu abaalmariyay MVP inuu si toos ah uga qayb qaatay laba ka mid ah goolashii koox diisa wuxuuna bixiyay waraysigii ugu hore eyy ee tel efishinka ciyaarta ka dib. Mar wax laga waydiiyay cabsida uu ka qabo in uu si joogto ah ugu or do ragga la ba jeer oo da’diisa ah, Mataro oo u dhashay ayaa sharaxay: "Tani waa sida saxda ah waxa Xavi uu weydi isto dhalinyarada, in aysan ka baqin.” "Nasiib wanaag ma cabsanayo, waan baxaa, waxaana ciya ara kubbadda cagta taas oo ah waxa aan ku fiicanahay, hooyaday way yara baqaysaa marka aan bilawga ahay, laakiin aad ayay ii taa geertaa,” wiilka xishoodka ah ayaa ku dar ay isaga oo dhoola cadeynaya. iyada oo la isku dhejiyo.

Yamal ma uusan sheegin aabihiis, oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Morocco kaas oo Javi Miguel uu ka baqayo inuu door muhiim ah ka ciyaaro jebinta qalbi yada Culer maalin maalmaha ka mid ah.

Da’yarka, oo uu matalo wakiilka sare ee Jorge Mendes, ayaa qarka u saaran inuu qalinka ku duugo heshiis cusub sida laga soo xigtay Mundo Deportivo. Sababtoo ah da’diisa, si kastaba ha ahaatee, waxay noq on kartaa oo kaliya nidaam saddex sano ah ama, si gaar ah, waxay socon kartaa ilaa Juun 30, 2026.

Yamal waxa uu noqonayaa 19 jir marka uu dhacayo, ka dibna waxa uu ku heshiin karaa shuruudo cusub nuskii sano ee la soo dhaafay isaga oo gaadhaya 24 jir ba dhtamaha 2031.

Taas ka dib, in kastoo, Miguel – isagoo xusay in Yamal aabihiis uu ya hay taageere calanka u sita Los Blancos – wuxuu ka baq ayaa in garab ka kaas oo laga yaabo inuu noqdo "Supercrack”, ama Superstar, mar ka as uu deegaankiisa u riixo Real Madrid. Ilaa soddon sano ka dib khiyaa madii qarnigii markii Luis Figo uu sam eeyay wax la mid ah, horumarka noocan oo kale ah wuxuu sababi doo naa qalalaase isboorti iyo hay’ad degdeg ah ee Catalonia. In kasta oo aysan jirin wax macno ah in hadda lagu dhaawaco xaala daha mala-awaalka ah ee dhici kara sannadaha soo socda, waxay noq on lahayd caqli-gal in Barca ay ku fikirto in bam

-gacmeedkan suurtagalka ah


MAXAAN KA OGNAHAY DILKA TALIYIHII HAY'AD DA NISA EE DEGMADA DOOLOW?


Ibraahim Hilowle , Article information Author,Abdijaliil OsmanRole,BBC News Somali Twitter,@Abdijaliilsamow

Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, Barre Maxamed, oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ee Soomaaliya aa xaqiijiyay dilka taliyihii hay’adda nabad sugid da iyo sirdoonka Qar anka Soomaaliya NISA ee degmada Do olow, Ibraahim Hilowle. Dadka deegaanka ayaa BBC-da u sheegay in taliyaha lagu dhax dilay gudaha hoteel la gu magacaabo"Ibrahim Shire” kuyaalla degm ada Doolow, iyadda oo ay dilkaasi sida la sheegaayab ay gees atay aaskiisa oo lagu magac aabo Xamdi Cabdullahi Cali Dilka tal iyaha ayaa loo adeegsaday bistooladiisa si da ay xaqii jyeen saraakiisha dowladda ee gobalka Gedo. Warar kala duwan ay aa ka soo baxaya

qaabka uu dilkan u dhacay, iyada oo sar aakiisha dowladduna shee geen inay gacan ta ku soo dhigeen haweeneydii la gu eedee yay inay dilkaasi fulisay.

Maxamed Caafi oo ka mid ah dadka deg mada Doolow oo la had lay BBC-da ayaa sheegay in dhacdadan ay argagax ku noqot ay dad ka gobalka Gedo. "Waxaa ay aheyd dhacdo murugo leh, laamaha ammaanka aya ana gacanta ku dhigay haweeneyda loogu shakisan yahay dhacdadan” ayuu maxamed u sheegay BBC-da. Maxamed Caafi oo ka hadlaayay sida dhacadan u dhacay ayaa she egay in ay dadkii Hotelku halmar maqleen dhawaqa bistoolada markii la furay qolkana loogu yimid taliyaha oo ay madaxa xabad ka ga taal iyo xaaskiisa oo dul taagan meydka.

"Markii dadku ay fure en qolka, waxaa lo ogu tegey haweeneyda oo gacanta ku hays ata bistoolada, laakin iyadu ma qiran in ay dishay taliyaha, oo waxaa ay sheegtay in ay qubees suuliga ugu jirtay isla markaana ay maqashay dhawaqa bistoolada,markii ay soo baxdayna ar aragtay maydka taliyaha” ayuu yidhi Maxamed Caafi oo intaasi ku daray in

dhacdadan ay u baahan tahay baadhitaan dheeraad ah.Dhinaca kale guddoomiyaha degmada Doolow oo la hadlay war baahinta ayaa sheegay in ay xaaska taliyuhu qiratay inay iyadu di shay, BBC-duma Xaqiijin karto sheegashada gudoomiyaha ee ah in

haweenedu dishay taliyihii nabad suggida

degmada Doolow.

Taliyaha ayaa la sheegay in dhawaan haweeneydaan uu ku guursaday magaalada muqdisho ee caasimada dalka, isla mark aana ay shaley uun soo gaartay degmada Doolow.

Haweeneyda lagu tuh mayo dilka taliyaha ayaa haysata ilaa 9 carruur ah oo ay hore u soo dh ashay, waxaana dhawaan ay taliyaha isku barteen magaalada Muq disho.

Wararka kale ayaa sheegaya in hawe ene ydu ay ka maseertay taliyaha sidaasna ay u dishay, halka eheladuna ay sheega yaan in ay suurtagal tahay xidhiidh hawee neyda ka la dhaxeeyay kooxaha ka dagaa lama Soo maaliya.

Hotelka ayaa sheegay in aanu laheyn camerada muuqaalada duubta ee CCTV, balse saraakiisha amniga ayaa sheegay in ay bilaabeen baadhitaano lagu ogaanaayo dhacdadan.

Xamdi Cabdullahi oo ah haweeneyda loo soo qabtay dilka taliyaha ayaa sida dad ka degmada Doolow ay xaqiijiyeen haysay xilka gudoomiyaha ururka haweenka degm ada Buurdhuubo.

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay dha cdo nuucan ah ay ka dhacdo gobolka Gedo sanadkii 2021, ayey aheyd markii sargaal ka tirsan ciidamada amniga ay sidoo kale xaaskiisu ku dishay degmada Baardheere.

Dhinaca kale guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegay inay shaki weyn horey uga qabeen in haween eydu xidhiidh la leedahay oo ay ka tirsan tahay kooxda Al shabaab.

Getty images

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka,

Doolow

Haddaba Kumuu Ahaa , Ibraahim Hilowle?

Ibraahim Hilowle iyo gabadha la tuhunsan yahay inay dishay

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

Qoraalka sawirka,

Ibraahim Hilowle iyo gabadha la tuhunsan yahay inay dishay

Taliyaha ayaa xilal kala duwan kasoo qab tay degmada Doolow iyo guud ahaan gob alka Gedo tan iyo sanadkii 2020-kii markaa oo ay dowladda Federalka Soomaaliya la wareegtay amniga gobolka Gedo.

Taliyaha la dilay ayaa hore usoo noqday guddoomiyaha tuulada Suur-Guduud ee degmada doolow , isaga oo markii dambe amniga degmada dolow loo magacaabay.

Taliyihii Nabadsugida ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cab dulaahi Aadan (Bakaal Kooke) oo isna lagu dilay gobalkaasi oo ay xidhiidh dhow lah aayeen ayaa u magacaabay xilka taliyaha na bad sugida degmada Doolow sida ay xaq iijiyeen ilo-xog ogaal ah.

Hay’adaha amniga Soomaaliya ee Gobol ka Gedo ayaa sheegay in ay wadaan baadhit aano guud oo ku saabsan qaabka uu u dhac ay falkaan iyo sababta keentay in haweene ydan lagu tuhmay dilka taliyaha ay fuliso dilkaasi. XIGASHO:-BBC

Hogaamiyihii Wagner, Prigozhin oo lagu aasay St. Petersburg

Madaxii calooshood u shaqeystayaasha Ruushka Yevgeny Prigozhin ayaa si gaar ah loogu aasay qabuuro ku yaalla dule edka ma gaalada St Petersburg ee dalka Ruushka, lix maalmood ka dib markii uu ku dhintay shil diyaaradeed oo aan la ogeyn sababta kee ntay.

Sawirro lagu daab acay baraha bulsha da ayaa muujinayay xab aasha madow ee Prigozhin oo ay ku haree reysan yihiin ubaxyo u badan kuwo cas, qabuuraha ay aa ku yaal cidhifka waqooyi bari ee mag aaladiisa.

Qaab u muuqday qarsoodi ayaa loo sam eeyey Qabanqaabada aaska hoggaami yihii calooshood u shaqeystayaasha Wagner oo ku dhintay shil diyaaradeed 23-kii Agoosto, la ba bilood ka dib markii uu sameeyay kacd oonkii ugu weynaa ee ka dhanka ah xukunka madaxweyne Vladimir Putin tan iyo markii uu xukunka qabtay 1999-kii.

Waxay ka dhigan tahay in dhacdadan aan loo rogi karin bandhig dadweyne oo balla aran oo lagu taageerayo Prigozhin oo qaar ka mid ah dadka Ruushka ay u riyaa qeen sida uu dagaalyahanadiisa uga daga alam een dagaalladii ugu xumaa ee Ukraine.

Kremlin-ka ayaa beeniyey wararka shee gaya in Putin uu amar ku bixiyay in la dilo isa ga oo u aargudana kacdoonkii uu kala hor yi mid, iyadoo Horaantii Talaadadii uu sheegay in madaxweynuhu uusan ka qeybgali doonin aaska.

Laba qof oo kale oo sarsare oo Wagner ah, afar ilaalo ah oo Prigozhin ah iyo sad dex shaqaale ah ayaa sidoo kale dhintay markii diyaaradiisa Embraer Legacy 600 ay ku burburtay waqooyiga Moscow.

Ilaa hadda ma cadda waxa sababay bur burka diyaaradda balse dadka tuulada ka agdhowaa ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in ay maqleen jug ka dibna ay arkeen diyaarada oo dhulka ku dhacday


FAA'IIDOOYINKA AADAN OGEYN EE LAGA HELO KHALKA


Qalka

Khalka waxaa muddo dheer lagu yaqaann ay faa'iidooyinkiisa cajiibka ah

Daraasado la sameeyay ayaa muujinaya in khalka laga sameeyay tufaaxa uu gac an ka geysan karo dhimi dda miisaanka, yareynta kaloriga, iyo xitaa inuu yar eeyo baruurta dhexda, si doo kalena uu hoos u dhi go heerka sokorta dhii gga. Heerarka dhiigga iyo insuliinta ayaa sare u kaca marka la cuno wa xyaabo ay ku badan tahay karbohaydarayt.

Waa maxay khalka tufaaxa?

Khalka tufaaxa ayaa laga sameeyaa qamiirinta sokorta ku jirta tufaaxa, iyadoo isku beddesha aashito, waana maaddada ku jirta khalka. Dukaamada, waxaa laga yaabaa inaad ku aragto khalka tufaaxa oo lagu sheegay "mid la miiray” (dareere nadiif ah) amaba mid aan la miirin.

Kan aan la miirin waxaa ku jira borotiinno faa'iido leh, dhee caannada enzymes iyo bakteeriya, taasoo qalkan siisa muuqaalka caadka leh. Miro kale ayaa sidoo kale laga sameyn karaa qalka – balse aasaaska khalku mar walba waa tufaax lagu daray miro ka le, sida canabka.

Faa'iidooyinka caafimaad ee khalka tufaaxa waxaa ka mid noqon kara:

Yareynta glucose-ka iyo heerarka insulin-ta kaddib markaad cunto cunnooyi nka karbohaydaraytka

Wuxuu sare u qaadi karaa dareenka dheregsanaanta wuxuuna gacan ka geysan karaa qaadashada kaloriga

Wuxuu yareyn karaa miisaanka iyo baruurta jirka

Daraasado ayaa sheegaya inuu yareyn karo kalostaroolka iyo dhiig-karka

Si la mid ah noocyada kale ee qalka, waxaa ku jira maaddooyin ka hortaga bakteeriyada.

Nafaqada ku jirta khalka tufaaxa

qalka

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka,

Qalka waxaa laga sameeyaa tufaax la shiiday

Hal qaaddo (15 ml) oo khalka ah waxaa ku jira:

3Kcal / 13KJ

0.1 g oo karbohaydarayt ah

11mg oo potassium ah

1mg Calcium ah

1mg oo magnesium ah

Khalka tufaaxa kuma jiraan runtii fitamiinno amaba macdan, marka laga reebo xaddi aad u yar oo ah potassium, calcium, iyo magnesium.

Ma jiro baaritaan badan oo weli muu jinaya in iibsashada nooca aan la miirin uu ka fiicna yahay kan la miiray.

Si kastaba, khalka tufaaxa ayaa laga yaabaa inay ku jiraan maa ddooyinka ami no acids iyo kuwa jirka ka ilaaliya sunta. Waa maxay faa'iidoyinka shanta ah ee laga helo khalka tufa axa?

Ilaa iyo haatan ma jirto caddeyn muujine ysa waxtarka haddii uu qofku maalin walba isticmaalo khalka. Si kastaba, waxaa jira daraasado xiiso leh oo qiimeynaya saa meynta khalka marka cunt ada lagu darsado.

Si kastaba, waa in la ogaadaa in qaar ka mid ah natiijooyinkan ay keliya ku sale ysan yihiin daraasado lagu sameeyay xaya waanka.

1. Wuxuu xakameyn karaa sokorta dhiigga

Ilaa iyo haata, caddeynta ah in isticmaa lka kahlka tufaaxa uu gacan ka geysto xakameynta sokorta dhiigga waa tan ugu mudan marka la eego faa'iidooyinka kale.

Tiro daraasado ah ayaa sheegaya in marka khalka lagu daro cunnada karbohay daraytka uu hagaajin karo heerarka glucose-ka iyo insulin-ta.

Daraasad kale ayaa muujineysa in qaad ashada labo macalgad oo khal ah marka aad seexaneyso ay yareyn karto heerarka gluco se-ka marka aad soo kacdo.

Waa in la ogaadaa, si kastaba, in tani ay quseyso dadka caafi maadka qaba amaba kuwa sokortooda aad u xakameeya.

Waxaa intaa dheer, haddii ay daawo kuu socoto aad ku xaka meyneyso sokorta ada, waa inaad la tashataa dhaqtarkaaga ka hor inta aadan isticmaalin khalka tufaaxa. qalka

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

2. Wuxuu gacan ka geysan karaa

miisaan-dhimista

Daraasado qara ayaa sheegaya in saa meyn wanaagsan uu khalku u leeyahay dadka doonaya inay is caateeyaan maadd aama uu qofku dheregsanaan ayo. Ma rka la isku daro arr intan, dheellitirka sok orta dhii gga iyo yareynta heerarka in su lin-ta, waxaa laga yaabaa inuu kaa caawiyo miisaan-dhimista.

Tusaale ahaan, daraasad la gu eegayay saameynta khalka oo lagu darsado rootiga cad ayaa lagu ogaaday in dadkii ka qeyb qaatay daraasadda ay ka yaraatay sokorta dhiigga iyo insulin-ta.

Daraasad kale oo ku saabsaneyd qaada shada labo macalgad oo khal ah inay gacan ka geysato dhimista miisaanka.

3. Waxay yareyn kartaa baruurta caloosha

Daraasad lagu sameeyay xayawaanka, aashitada ku jirta khalka ayaa la ogaaday inay yareyso baruurta jirka. Isla tijaabad an ayaa muddo 12 toddobaad ah lagu sameeyay rag buurbuuran.

Raggan ayaa cunay cunno ay ku badan tahay aashitada khal ka waxaana lagu ark ay inay ka yaraatay baruurta jirka.

4. Waxay dheellitiri kartaa kolostaroolka

Daraaso lagu sameeyay xayawaanka ayaa muujineysa in khal ka tufaaxa uu wax ka tari karo hagaajinta dhiigga, ilaa iyo haa tan se tan laguma tijaabin bani'aadamka.

5. Wuxuu yareyn karaa bakteeriyada

Waxaa muddaba loo isticmaali jiray in lagu nadiifiyo guriga iyo in lagu ilaaliyo inay sna cuntadu qurmin, khalka ayaa waxaa ku jir ta maaddo bakteeiryada ka hortagta.XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip