HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 28-KA AGOOSTO 2023-KA

0
Monday August 28, 2023 - 08:14:04 in Wararka by
  • Visits: 400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 28-KA AGOOSTO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Golaha Wadatashiga Qaran Oo Soo Farageliyay Xiisada SSC

Madaxda dowlad Gobaleedyada & Ma daxda dawladda Faderaalka oo shir uga socday Dhuusa-Mareeb, ayaa goor dhaw soo dhamaaday, iyagoo ku heshiiyey in arr inta dagaalka gobalka Sool ka dhacay laga hadlo.

Madaxdan ayaa ku heshiiyay In labada dhinac ee dagaalantay loogu baaqo xabad joojin, dagaalka in la joojiyo, lana aado wada hadal nabad lagu dhalinayo, mawqif kan oo uu horey Madaxweyne Xassan Sheekh u soo jeediyey.

Waxa ay sidoo kale hay’adaha samaf alka ka codsadeen in gurmad lala gaaro dadka ku barakacay dagaalada Laascaan ood oo socda mudo sanad ku dhow.

Si kastaba, xaalada gobolka Sool ayaa ah mid kacsan, iyadoo Somaliland ay wa ddo dhaq dhaqaaqyo ay ku dooneyso iney dib ugu qabsato deegaanadoo lagala ware egay 7aadkii hore oo ay ku jirto saldhigo odii Goojacade

Akhriso: -Shan qodob laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb iyo go’aano adag oo la gaaray Shirka 7-aad ee GWQ

Shirka 7-aad ee GWQ ee uu shir gudd oomiyey Madax weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qabsoomey Caas imadda Dowladda Galmudug ee Dhuu sa mareeb

Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa kul ankoodii 7-aad diiradda ku saaray seddax qodob oo kala ah:

1 – Dhameystirka howlgallada dib-u-xo reynta deegaannada kooban ee weli ku harsan gacanta cadawga iyo dardargelinta wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.

2 – Xasilinta deegaannada laga xore eyay khawaarijta iyo degaannada lagu xor ayn doono howlgallada wajiga 2-aad.

3 – Dib-u-heshiisiinta bulshada ku nool deegaannada laga xoreeyay khawaarijta.

Bogaadin: Goluhu wuxuu Bogaadinayaa guulaha waaweyn ee ciidamada qalabka sida oo kaashanaya shacabka deegaanna da ay ka gaareen dagaalladii u danbeeyay ee khawaarijta looga xoreeyay degaanno badan oo muhiim ah ee dhaca Gobolka Galguduud ee Dowladda Galmudug.

QODOBADA SHIRKA KA SOO BAXAY: Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa falanq eyn dheer kadib ku heshiiyay qodobada hoos ku xusan:

HOWLGALLADA DIB-U-XOREYNTA• Goluhu wuxuu adkeynayaa in dowladda federaalka, dowladdaha xubnaha ka ah iyo shacabka Soomaaliyeed ay si wadajir iyo isku tashi leh u xaqiijiyaan amniga una xa jistaan amniga deegaanada la xoreeyay.

Goluhu wuxuu isku raacey in howlgallada la waafajiyo istraatiijiyadda qaran ee la dag aalanka khawaarijta, la iskuna dubb arido dadalada kala duwan ee hey’adaha dal ka.

Goluhu waxuu adkeynayaa in dalku uu ku jiro xaalad dagaal ayna waajib tahay in aan loo kala harin dadaallada dib-u-xora ynta dalka.

Goluhu wuxuu go’aamiyay in la mideeyo qorshaha iyo hoggaanka hawlgallada lagu cirib tirayo khawaarijta, lana ballaariyo howlgallada dib-u-xoraynta.

XASILINTA DEEGAANADA LAGA XOREEYAY KHAWAARIJTA

▪ Goluhu wuxuu adkeynayaa ahamiyadda ay leedahay hanashada guulaha qiimaha weyn ugu fadhiya ummadda Soomaaliyeed ee laga gaaray dagaalka lagula jiro khaw aarijta.

▪ Goluhu wuxuu farayaa hay’adaha hee rarka kala duwan ee dowladda in ay midee yaan qorsheyaasha mashaariicda iyo ade egyada bulshada sida maamul-samey nta, amniga, caafimaadka, cadaaladda, waxbar ashada ee ay sida deg dega ah ugu baaha nyihiin degaanada la xoreeyay.

▪ Goluhu wuxuu ka codsanayaa ganac satada, hantileyda Soomaaliyeed iyo ku wa kheyrka jecel in ay ka qeybqaataan dad aalada dib u soo kabashada deegaannada la xoreeyay.

▪ Goluhu wuxuu ka codsanayaa saaxi ibada caalamka ee Soomaaliya in ay kaal mo wax ku ool ah ka geystaan degaanada laga xoreeyay khawaarijta si waafaqsan qo rshaha xasilinta dowladda.

U DIYAARGAROWGA WAJIGA LABAAD EE HOWLAGALLADA

▪ Golohu wuxuu isla qaatay in si wad ajir ah loo dardargaliyo diyaargarowga DFS iyo DXDF ay ugu jiraan wajiga 2-aad ee dagaalka lagu xoreynayo deegannada wali ku jira gacanta khawaarijta ee Jubalaa nd, Koonfur Galbeed, iyo Hirshabeelle (Gal beedka Wabi Shabeelle).

▪ Golohu wuxuu ku boorinayaa dhalli nyarada iyo horjoogayaasha khawaarijta in ay isku soo dhiibaan dowladda, iyagoo ka faa’iidaysataan fursadda xeerka cafiska, kana tanaasulaan fekerka xagjirnimada.

DIB-U-HESHIISIIN IYO NABADAYN BULSHO

• Goluhu wuxuu go’aamiyay u diyaar-gar owga dib-u-heshiisiinta shacabka Soomaa liyeed si colaadaha ay khawaarijtu dhex dhigeen xal- waara looga gaaro.

Goluhu wuxuu farayaa hay’adaha heer arka kala duwan ee dowladda in ay dardar galiyaan fulinta istaraatiijiyada iyo qorsha ha Qaran ee dib-u-heshiisinta, nabadayn ta bulshada iyo ciribtirka xagjirnimada.

QODOBBO KALE

▪ Goluhu wuxuu adkaynayaa midnimada & wadajirka dadka &dalka Soomaal iye ed.

▪ Goluhu wuxuu si weyn uga walaacs an yahay colaadda ka taagan Sool, wuxu una ugu baqayaa labada dhinac in ay isx akameeyaan, kana fogaadaan talaabo oyin sii dheereyn kara colaadda.

▪ Goluhu wuxuu ugu baaqayaa 2da dhi nacba inay ilaliyan xuquuqda maxaabiista.

▪ Goluhu wuxuu sidoo kale ku baaqay aa in si degdeg ah loogu gurmado dadka ku barakacay dagaallada Sool.

MAHADCELIN

▪ Goluhu wuxuu mahadcelin ballaaran u jeedinayaa Dowladda iyo shacabka Galm udug oo si buuxda u martigeliyay shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran

.–DHAMMAAD–

.Duqayn lagu dilay Xubno ka tirsan Alsbabaab

War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheeg ay in duqeyn xagga cirka ah oo ay qaad een lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab.

Duqeynta oo aroornimadii sab tidii ka dhacday meel qiyaastii 45 km woqooyi galbeed uga beegan magaala madaxda gobolka Jubada Hoose ee Kis maayo, ayay maraykanku ku sheegeen inay ahayd is difaac.

Taliska maraykanka ee qaaradda Africa ayaa sheegaya in baaritaankooda horu dhaca ah uu muujinayo in aanay jirin waxy eelo dad rayid ah gaartay.

Maraykanka ayaa Dawladda Soomaal iya ka caawiya duqeymaha xagga cirka ah ee lagu majaxaabinayo kooxda Alshabaab ee dagaalka kula jirta.

 


Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo weerarkii Coosweyne

Madaxweynihii hore Dawladii kmg ahayd ee Soomaaliya shariif sheikh ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Baa rlamaanka Soomaaliya ayaa ka had lay weerarkii khasaaraha badan dhaliy ay ee Dorraad Alshabaab ay ka geysteen Saldh ig ay ciidanka Dawlada Federaalka ku leey ihiin degaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud.

Md. sheekh Shariif she ekh Axmed ayaa ku ba aqay un baaritaan madaxa banaan lagu sameeyo wee rar kii Alshabaab ay ku qaaday deg aanka Coosweyne

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Face book ayaa Madaxweyne hore sheekh sha riif ayaa u qorsnaa sidaan:

Waxaan tacsi u dirayaa ehellada ciida madii iyo saraakiishii ku geeriyooday weer arkii argagaxisada Al-Shabaab ku qaadday deegaanka Cowswayne. Waxaan ilaahay SWT uga baryaynaa inuu u naxariisto gee siyaasha naftooda u huray difaaca dalk ooda, dadkooda iyo diintooda.

Waxaan ku baaqayaa in baaritaan ma dax bannaan lagu sameeyo qaabkii loo ma areeyey weerarkii argagaxisadu ku qaad day deegaanka Cowswayne, waxaan si ga ar ah ugu baaqayaa guddiga difaaca ee BFS inuu baaris dhab ah ku sameeyo sidii weerarkaas ciidamada badan nooga bax een u dhacay iyo saraakiishii u xil saarn ayd aaggaas.

Dhinaca kale waxaan bogaadinaynaa ci idamada xoogga dalka ee ku guuleystay dib u xoraynta degmada qadiimiga ah ee Ceelbuur iyo deegaannada kale ee hoos taga gobolka Galgaduud.

Guddiyadda arrimaha dibadda labada gole ee Baarlamaanka oo kulan wadajir ah yeeshay

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dib adda Aqalka Sare ee Barlamaanja Jamh uuriyadda Soomaal iya Senator Maryan Faarax Kaahiye ayaa shir guddoomisay kul an wadajir ah oo ay Dorraad xarunta Aqal ka Sare ku yeesheen Guddiyada arrimaha dibadda ee labada Gole ee Baarlamaanka JFS.

Kulanka oo ku saabsanaa isbarasho, ka la warqaadasho, iskaashi iyo xoojinta xirii rka shaqo ee labada Guddi ee Baarlamaa nka, ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay in labada guddi ay shaqooyinka qaar wadajir u qabtaan, si waajibaadkooda Dastuuriga u gutaan.

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay Guddiga maaliyadda ee Golaha shacabka BJFS

Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyad da, Maaliyadda, Qorsheynta, iskaa shiga Caalmiga iyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dawladda Xil. Maxamed Faa rax Nuux ay aa Dorraad shir-guddoomiyey kulanka Gud diga.

Kulankaan ayaa ujeedkiisu ahaa in dhag eysuga warbixinta Guud ee Wasaaradda oo dhammeystiran, Warbixin Mashaariicda dalka ka socda kuwa Miisaaniyadda ku jira iyo kuwa aan ku jirin iyo warbixin Hay’adda Tira-koobka (Statistics) Qaranka. Guddiga ayaa kulan shaqo ugu yeeray wasiirka Wa saaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Ho rumarinta Dhaqaalaha taariikhdu mar kay ahayd Agoosto 20, 2023.

Wasiirka iyo howlwadeennadii la socd ay oo kala ahaa Agaasimaha Guud ee Wa saaradda; Agaasimaha Guud ee Hay’ad da Tira-koobka (Statistics) Qaranka, Agaa simaha Waaxda Horumarinta Dhaqa alah, Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiime ynta iyo Xalka Waara, Ku-simaha Agaasim aha Waaxda Qorsheynta, Madaxa Mashr uucda Barwaaqo iyo Madaxa Ma shruuca SCRP ayaa mid mid uga warbixiy ey sha qooyinka ay Qaran u haayaan.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Gudd iga Xil. Maxamed Faarax Nuux ayaa soo xi ray kulanka, waxaana loo ballamay in Was aaradda loogu yeeri doono kulan kale oo shaqo iyo Su’aalo weydiin.

Barnaamijka Telegram oo Dorraad hawa da laga saaray xilli ay shaqeenay aan TikTok & 1XBET

Waxaa hawada laga saaray Barnaamij ka Telegram, kaas oo Dorraad ka shaqeen ey nin guud ahaan dalka, ka ddib markii Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolooji ya dda XFS ay she egtay in ay hawa da ka saarayso.

Warsaxaafadeed ka soo baxay XF S August 20, 20 23-ka ay soo saartay Wasaaradda Isgaa rsiinta iyo Tiknoloojiyadda ayaa lagu amar shirkadaha Internetka bixiya in ay hawada ka saaraan barnaamijyada TikTok, Teleg ram iyo 1XBET.

Dowladda ayaa ku sheegtay amarkaan ka soo baxay in ay u cuksatay in Barna am ijyadaan ay yihiin kuwa ka hor imaan aya Diinta iyo dhaqanka wanaagsan ee Islaam ka, sidoo kale waxa ay sheegtay in ay noq deen baro ay adeegsadaan Al-Shab aab kuwaas oo fariimahooda ay ku faafiyaan.

Amarka ka soo baxay Dowladda ayaa loo madalsanaa inuu dhaqan galo maalinta khamiista ee na dhaaftay, iyada oo Wasa aradda Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyadda XFS ay sheegtay in la xiri doona August 24, 2023-ka, balse weli ma noqon amarka as mid hirgalay.

Macadda in shirkadaha bixiya adee ga internet-ka ay hawada ka saarayaan barnaamijyada TikTok iyo 1XBET oo horay dowladda u sheegtay in la xirayo, walow qaar ka mid ah Bulshada iyo Siyaasiyiinta ayaa siyaabo kala duwan uga wada hadlay xiritaanka Barnaamijyadaan.

Beesha caalamka oo si adag u cambaa reysay dagaalada ka dhacay gobolka Sool

Beesha caalamka ayaa si adag u cam baareysay colaadda gobolka Sool, oo ay ku jiraan dagaaladii Jimcaha dhex ma ray ciidamada Somaliland iyo kuwa deg aanka ee SSC- Khaatumo.

War-saxaafadeed goor dhaw kasoo ba xay beesha caalamka, ayaa lagu boo riyay dhammaan dhinacyada inay ku hesh iiya an xabbad jo ojin degdeg ah oo shuruud la'aan ah.

"Waxaan ku baaqaynaa in la joojiyo ab aab ulka dagaalyahannada, iyo saadka iyo hubka la siinayo.

Waxaan aad uga walaacsanahay warbix innada sheegaya inay jiraan tiro badan oo maxaabiis ah,” ayaa lagu yiri war-saxaa fadeedka beesha caalamka.

Beesha caalamku waxay sheegeen in ay ka filayaan kuwa ku lugta colaadda inay u hoggaansamaan sharciga xuquuqda aad anaha iyo sharciga caalamiga ah ee bani 'aadamnimada, gaar ahaan ilaalinta Kaab ayaasha rayidka.

"Waxaan ku celinaynaa muhiimada ay leedahay in la xaqiijiyo helidda gargaar bini 'aadantinimo oo aan la carqaladayn iyo gargaarka la gaarsiiyo dadka u baahan,” ayaa sidoo kale lagu yiri warka kasoo ba xay beesha caalamka.

Ugu dambayn waxay ku booriyeen dha mmaan dhinacyada in ay ka fogaadaan ha dalada xanafta leh, xiisadahana in lagu xal liyo si nabad ah.


Gabadh yar oo Dorraad Kufsi iyo Dil loo gu gaystay magaalada Jigjiga ee DDS

Wararka ka imaanaya magaalada Jig jiga ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in gabar yar oo 11 jir ah kufsi iyo dil loogu gaystay xaafadda 13aad ee mag aalada Jigjiga, sida ay Warbaahinta la wa daageen dadkii ka ag dhawaa xaafadda ga badha yar kufsiga iyo dilka loogu gaystay ee magaalada Jigj iga.

Falkan oo dhacay Dorraad abaaro 4tii Dorraadnimo ayaa waxaa gabadha yar kuf saday 4 nin oo aan ka soojeeda qowmi yada kale ee Itoobiya kuwaas oo ka sha qaynayay Faarad uu la haa Aabaha dhalay gabadha yar ee kuf siga iyo dilka loogays tay, sida ay Warbaa hinta u sheegeen ehel lada gabadhan yar ee kufsiga iyo dilka loo gaystay.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheeg aya in Raggan kufsiga iyo dilka u gaystay gabadhan yar ay iyagu qayb ka ahaayeen dadkii gabadha yar Isbitaalka ula cararay, balse markiiba raggan gacmahooda lagu arkay farihii gabadhan yar iyo xagxagasho taas oo caddaysay in raggani ay iyagu ga badhan yar kufsadeen kaddibna ay dileen, sidoo kale dhakhtarkii joogay Isbitaalka ga badha la geeyay ayaa caddeeyay in ga ba dha yar ladaldalay kaddib markii kufs iga loogaystay.

Laamaha amniga ee degaanka baadhis ku wada dhacdadan isla markaana gacan ta ku haya raggan looga shakisan yahay in ay kufsiga iyo dilka u gaysteen gabadhan yar.

Dadka degaanka ayaa waxay dhacda dan ku tilmaameen mid argagax leh, iya goo dhinaca kale ugu baaqay dadka ku dhaqan magaalada Jigjiga inay ka warhay aan caruurtooda, isla markaana ay la soc daan dhaqdhaqaaqa dadka shaqooyin ka hoose uga haya xaafadaha magaalada Jigjiga.

Gabadhan yar ee kufsiga iyo dilka la isu gu daray oo lagu magacaabo Faadumo Ugaas Carab Muxumed ayaa Xalay lagu aasay magaalada Jigjiga.

Dowladdaha Masar & Itoobiya oo ka wa da hadlaya Biyo-xireenka Webiga Nile

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Masar, Itoobiya iyo Suudaan ayaa ku sugan mag aalada Qaahira iyagoo is ku dayaya in ay ugu dam beyntii la yimaadaan heshiis ku saabsan sidii loo wadaagi lahaa biyaha webiga Niil.

Dhismaha biyo-xireenka ballaaran ee galbeedka Itoobiya ayaa bilaabmay in ka badan toban sano ka hor.

Waxa ay bilaw day in ay dhaliso koronto horraantii sannad kii hore, kaydka ayaa si joogto ah loo buu xinayaa – taas oo ka car aysiisay Masar iyo marka loo fiiriyo Suud aan.

Ku dhawaad ​​dhammaan biyaha Masar waxay ka yimaadaan webiga Niil, biyo-xire enka waxay u arkaan khatar weyn.

Itoobiya ayaa sheegtay in mashruucan uu yahay mid lama huraan ah si ay mal aayin qof koronto u helaan.

Deeq Raashiin ah oo la gaarsiiyay dad kii ka barakacay Colaada Laascaanood

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa Gargaar iskugu jira Raa shin iyo Daawooyin u dirtay dadka ku bara kacay colaadaha Laascaa nood.

Shixnada macaawinada ah ayaa isugu jirta daawo oyin iyo qeybaha kala du wan ee raashiinka kuwaas oo markab lagu rarayo iyo daawooyinka oo iyagana diyaa radu lagu daabuli doono si dadkaas u gaa rto.

Deeq Suleebaan oo ah la taliye sare ee arrimaha binaadanimo iyo xuquuqda aadanaha ee hay’ada maareynta musiibo oyinka qaranka Soomaaliya oo ka hadlay gargaarkan ayaa yiri ”Dorraad waxaan u gurmaneynaa gobolka Sool, raashin baan halkan dabuleynaa, bakhaaradan oo kuyaa lla kasoo horjeedka dekadda.

Hay’ada waxay daabuleysaa raashin gaaraya 500 oo tan oo ka kooban bariis, qamadi iyo bur waxaana Gargaarkan wa xaa horay Soomaaliya ugu deeqay Shii naha iyo Turkiga.

Cabdirisaaq Khaliif: Annagu Somaliland cadow uma aragno haddii aan wanaag kuwada noolaanayno

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka So maliland, Cabdirisaaq Kh aliif Axmed ayaa ugu ba aqay Soomaliland inay jo ojiy aan duullaanka weli ku yihiin gobolka Sool. Cabdirisaaq Khaliif oo sa xaafadda kula hadlay magaalada Laasca anood, ayaa wa xa uu sheegay, SSC- Kha atumo in aanay jirin cid wax ka beddeli kar ta jiritaa nkeeda iyo masiirkeeda. isagoo sheegay in dadkiisu ay tashadeen

"Dorraad laga bilaabo annagu cadow uma aragno nimanka halkaas kasoo jeeda, had dii nabad iyo wanaag aanu ku wada nool aanayno. Laakiin haddii ay muujiyaan cada awa dooda, annagana waxba dhulka nag ama yaala an,” ayuu yiri Cabdirisaaq Khaliif.

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Somaliland, wuxuu ugu yeeray Dowladda federalka Soomaaliya inay garab istaag aan reer SSC iyo maamulkooda.

Wuxuu sheegay waxa ay u dhimanayeen, una baraceen inay ahayd midnimada dalka iyo calanka baluuga ah.

Waxa uu sheegay in xasuuq aan loo aaba yeelin laga geystay magaalada Laa scaanood. Isagoo sheegay in boqolaal kun oo qoys laga barakaciyay guryahooda mar kii madaafiic lala dhacay.

Nin dilay xaaskiisa iyo nin kale oo garab ku siiyay oo xukun dil ah lagu riday

Maxkamada derajada koowaad ee mag aalada Gaalkacayo ayaa Shalay xukun dil ah ku riday labo nin oo lagu helay in dil aad loo ga argagaxay u geesteen gabar dhallinyaro aheyd oo kunooleed duleedka deegaanka Buursaalax ee gobolka Mudug

Labadan nin oo lagu kala magacaabo Liibaan Maxamed Yuusuf iyo Jaa mac Axmed Yuusuf ayaa maalmihii lasoo dha afay maxkamadeyntooda ka socotay mag aalada Gaalkacyo, waxaana labadan nin la horkeenay maxkamadda cadeymo muuj iaya in dilka geesteen.

Maxkamadda ayaa dhageysi iyo doodo dheer oo akiiskan laga yeeshay kaddib u gu dambeyn labada nin ku riday xukun dil ah , oo ah qisaasta marxuumad Naciimo C/wali Cismaan oo si arxan darro ah too rey loogu dilay.

Labadan nin ee xukunka dilka ah lagu ri day ayaa mid kamid ah qabay gabadha ma rxuumada, waxaana la sheegay in khilaaf u dhaxeeyay darteed ninkan iyo ninka kale oo la socday u dileen gabadha oo reerk eeda xilligaasi la joogtay.

Dilkan ayaa dhacay xilli saq dhaxe ah, waxaana la sheegay in gabadha xilligaasi guriga ugu tagay kana soo saaray ninkii qabay oo ay khilaaf ku kala maqnaayeen, waxaana ninkan iyo ninka kale gabadha ku dhufteen 59 toorey sida maxkamadda laga hor cadeeyay.


Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo oo Muu se Biixi uga digay inuu duullaan kusoo qaado M/Laascaanood

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cab diqaadir Axmed Aw- Cali (Firdhiye) ayaa madaxweynaha maamulka Somaliland, Mu use Biixi Cabdi uga digay isku dayga inuu mar kale weerar kusoo qaado M/Laas caa nood.

Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo oo jee diyay khudbad dheer, ayaa wuxuu sh eeg ay in ay si adag uga jawaabi doonaan duull aan kaste oo kaga yimaada Soma liland, isagoo caddeeyay in aysan weerar ku ah ayn dhul aysan lahayn.

"Muuse Biixi, wali waxaa muuqata in uu colaad u oo man yahay, laakiin waxaan leenahay Ciidankii iyo dad kii casharka ku dhigay waa diyaar, laakiin marnaba anaga shacab duulaan kuma nihin" ayuu yiri hog gaamiyaha SSC-Khaat umo Cabdulqaadir Firdhiye.

Cabdiqaadir Axmed Aw- Cali (Firdhiye) wuxuu sheegay in ay hayaan 280 maxaab iis ah, kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil sar sare oo ku eedeysan dambiyo dagaal, iyo 42 dhaawac ah. Wuxuu sheegay inay weli dhankooda is xakamaynayaan.

Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo Cabdi qaadir Axmed Aw- Cali, ayaa ugu baaqay shacabka reer SSC in aysan kusoo laaban magaalada Laascaanood.

Hoggaamiyaha SSC wuxuu sheegay in ciidanka Somaliland ay waxyaabaha qar axa ku aaseen meelihii laga saaray. Wu xuu isagoo Dowladda federaalka iyo be esha caalamka ugu baaqay inay usoo dir aan kooxo baaritaan ku sameeya goo bihii farriisinka u ahaa ciidanka Somaliland.

Hoggaamiyaha SSC, Cabdiqaadir Ax med Aw- Cali wuxuu sheegay, Somalil and in ay magaalada Laascaanood ka gey sa tay dhibaayooyin ay adag tahay in muddo dhow looga soo kabsado

Wuxuu Dowladda federalka ugu baaqay inay gacan ka geystaan dib u dhiska burburka soo gaaray goobihii adeegyada danta guud ee magaalada Laascaanood, kuwaas oo uu sheegay inay Somaaliland 8 bilood ay duqaynaysay.

Hoggaanka dhaqanka ee Beesha Habar Jeclo oo go'aamo kasoo saartay khila afka siyaasada Somaliland

Hoggaanka Dhaqanka ee Beesha Hab ar Jeclo oo loo xilsaaray in ay go'aan xal ah kasoo saaraan khilaafka siyaas adeed ee Somaliland ka taagan, ayaa ku baaqay in la isku sidko doora shooyinka ururada iyo madaxtooyada.

Shir bahda dhaqanka ee beelaha Som aliland ay iskugu yimaadeen magaa lada Hargaysa, ayaa lagu go'aamiyay in hog gaanka dhaqanka ee habarjeclo ay kasoo taliyaan khilaafka doorashada.

Haddaba, hoggaanka dhaqanka ayaa go'aamiyay in doorashada ururada dib loo dhigo oo doorashada madaxtooyada iyo ururadaba laysa saaro lana wada qabto 13 November, 2024, iyo in doorashada mad axweynaha ay galaan kali ah xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID.

Waxa ay go'aamiyeen in doorashada ururadana ay galaan dhammaan tobanka urur siyaasadeed ee cusub iyo saddexda xisbi ee UCID, Kulmiye iyo Waddani, si loo doorto 3 xisbi ee siyaasada hoggaamin lahaa tobanka sanno ee xiga.

Guddida Doorashooyinka ayay ugu baaqeen in ay soo diyaariyaan jadwal mid aysan oo lagu galayo doorashooyinka urur ada iyo madaxtooyada hal mar, iyo la cur iyo xeerar waafaqsan doorashooyinka.

Guddidan dhaqanka ayaa la sheegay in kalsooni buuxda ay ka haystaan dhamm aan dhinacyada ay khusayso doorashadu oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somali land Muuse Biixi Cabdi iyo xisbiyada muca aradka.

Saddex Askari oo Mareykan ah oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Australia.

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa Axadda Dorraad ah ku burburtay jasiirad ku taal waqooyiga Australia, halkaasi oo ay ku dhinteen sad dex ka mid ah ciidamada badda, 20 kalena ay ku dhaawacmeen.

Shilkan ayaa dhacay xilli uu socday dhool atus tababar ah oo ay dhowr dal ka qeyb galayeen, sida ay saraakiishu sheegeen.

Saddex ka mid ah askarta ayaa la xa qiijiyey in ay ku dhinteen jasiiradda Melv ille, shan ka mid ah 23-kii diyaaradda saar naana waxaa iya goo qaba dhaawac yo daran loo duuli yey isbitaal 80 kiilo omitir u jira magaa lada Darwin si halkaasi loogu daweeyo.

Diyaaradda Bell Boeing V-22 Osprey tiltrotor ayaa burburtay abaaro 9:30 a.m. waqtiga maxaliga ah ee dalkaasi sida lagu yiri bayaan ka soo baxay Marines-ka. Baya anka intaa ku daray in sababta burburka keentay baaritaan uu ku socdo.

Ra’iisulwa saaraha Australia Anthony Al banese ayaa sheegay in kaliya askar Mare ykanka ah ay ku dhaawacmeen tababark an ay sida wadajir ah uga wada qeybgala yeen ciidamada dalalka Mareyk anka, Aust ralia, Indonesia, Filibiin iyo East Timor.

Hoggaamiye si weyn loo raadinayay oo la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Hoggaamiye koox islaami ah oo ka da gaallanta dalka Muzambique ayaa la dilay, waxaana warka geerida hoggaamiya han oo sannado badan la raadinayay shaaci say dowladda Muzambique.

War kasoo baxay dowladda Muzambique ay aa lagu sheegay in ciid ankooda dileen hoggaam iye koox islaami ah oo la gu mag acaabayay Bon omade Machude Omar, kaa oo dowladda kula jiray dagaal.

Hoggaamiyahan xiriirka la lahaa Daac ish ayaa dowladda Muzambique sheegtay in lala dilay labo nin oo kale oo iyana ka mid ahaa hoggaanka sare ee fallaagada ka dagaallanta qeybo kamid ah dalka Muz ambique

Wasaaradda gaashaandhigga Muzambi que ayaa sheegtay in Bonomade Machude Omar oo sidoo kale loo yaqaan Ibn Cumar uu hoggaaminayey fallaagada tan iyo mar kii ay bilowdeen colaadaha 2017-kii.

Ninkan la dilay ayaa labo sanno kahor dowladda Mareykanka kusoo dartay liiska kooxaha argagaxisada ah , waxa ayna nin kan ku eedeeyeen Mareykanka in uu masu ul ka ahaa weeraro dad rayid ah lagu dilay oo ka dhacay gudaha Muzambique


 

"YAXAASKA" OO KU GUULEYSTAY DO ORASHADII DALKA ZIMBABWE


YaxaaskaXIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa mar lab aad loo doortay xilka madaxtinimada isagoo helay 52.6% codadkii la dhiibtay, sida ay sheegeen guddiga doorashadu.

Si kastaba ha ahaatee, muc aaradka ayaa ku andacoonaya inay dhacday ku shubasho codbi xineed oo baahsan, goob jooga yaal caalami ahna waxay sheeg een in codbixintu ay ka hoos mar tay heerarka dimoqraadiyada.

Mr Mnangagwa waa madaxweynihii labaad ee Zimbabwe. Af gem bigii dalkaas ka dhacay sannadkii 2017 ee ka dhanka ahaa ho gga amiyihii ruug caddaaga ahaa ee Robert Mugabe ayuu xilkaku helay.

Dadka reer Zimbabwe ayaa weli wajaha ya sicir barar sare, sabo olnimo iyo jawi cabsi.

Markii ugu horeysay ee uu noqday madaxweynaha, Mr Mnangag wa - oo loo yaqaan "Yaxaaska" naxariis la'aantiisa aw geed wuxuu ballanqaaday in uu bilow cusub u horseedi doono dadkiisa.

Laakiin Zimbabwe ayaa bishii hore ku sugnayd mid ka mid ah he erarka ugu sarreeya ee sicir-bararka adduunka bishii Luulyo maciisha dda ayaa sare u kacday 101.3% tan iyo sannadkii hore. Shaqo la'aan ta ayaa sidoo kale weli ah mid baahsan, iyadoo 25% kaliya dadka Zimba bwe ay hayaan shaqooyin rasmi ah.

Ballanqaadkii Emmerson Mnangagwa ee ahaa in uu dammaanad qaadayo xuquu qul insaanka ayaa sidoo kale u muuqata mid mugdi ku jirta, iyadoo wax yar iska beddeleen arrintan tan iyo markii uu xilka ka tagay Mugabe.

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Dadka dhaleeceeya ayaa sheegaya in 80-jirkani uu aamusiyay mucaaridkiisa, isla markaana uu ku gacan seyray ta bashooyin ka mucaaradka lagasoo bilaabo ololihii ilaa cod bixinta, taasoo dabcan la filayey inuu ku gu uleysto.

Guddiga doorashada Zimbabwe (ZEC) ayaa shee gay in musharraxa isbaheysiga isbedel doonka ah ee Nelson Chamisa oo ahaa caqabadda kowaad ee Emmerson Mn angagwa, uu helay 44% codadkii la dhiibtay.

Emmerson ayaa helay in ka badan 2.3 milyan oo cod, halka Nel son uu helay 1.9 milyan oo cod, sida ay sheegtay ZEC. Dadka u soo baxay codbixinta dalka oo ku dhawaa 16 milyan ayaa ahaa 69% ee tirada guud ee dalkaas, guddiga doorash ada ayaa sidan sheegay.

Mucaaradka ayaa ku andacoonaya in doorashada lagu shubtay, balse maxkam adda dastuuriga ah ayaa taageertay natiija da.

Afhayeen u hadlay isbahaysiga CCC ayaa soo dhigay barta X - oo hore loogu yiqiin Twitter - in xisbigu diiday "natiijo kas ta oo si degdeg ah la isugu keeno iyada oo aan si sax ah loo xaqiijin".

Promise Mkwananzi, oo ah af hayeen ka xisbiga, ayaa u sheeg ay wakaalada war arka ee AFP in CCC uusan saxiixin "been ta" natii jada kama dambaysta ah "ma aqb ali karo natiijada".

Waxa uu sheegay in xisbigu uu dhawa an ku dhawaaqi doono tala abada xigta ee uu qaadayo.

Kormeerayaal ka kala socday Midowga Yurub, Barwaaqo-sooran ka iyo 16-ka wad dan ee urur goboleedka Koonfurta Afrika (SADC) ayaa sheegay inay qabaan walaac badan oo ku saabsan codbixinta, oo ay ka mid yihiin mamnuucidda isu soo baxyada mucaaradka, arr imaha diiwaanka doorash ada, eexda warbaahinta dowladda iyo cab sigelinta codbixiyayaasha. "Doorashooyinka waxaa ka buuxay wax is-daba-marin waxayna niyad jabisay dad ka imbabwe," Rejoice Ngw enya oo ah falanqeeye siyaasadeed ayaa u sheegtay AFP. Isku soo wada duuboo doorashada ayaa ahayd mid aan rabshado ka dhicin

 

balse xubnaha isbahaysiga CCC ayaa lagu xukumay waxay ku tilmaa meen eedeymo been abuur ah oo la doonayay in lagu wiiq o xisbiga. Isbahaysigu waxa uu sheegay in booliisku ay mamnuuceen dhowr jeer shirarkooda tan iyo bishii Luulyo, iyo ku dhawaad 100 kulan tan iyo markii la aasaasay bishii Janaayo ee sannadkii hore.

Horaantii bishaan, 40 xubnood oo ka tir san CCC oo uu ku jiro mu sharax xil dhibaan ayaa la xiray xilli ay olole ka wad een caasimadda Harare Dilkii dhawaan loo geystay taageere CCC, oo lagu eedeeyay taag eerayaasha xisbiga Zanu-PF ee Emerson Mnangagwa, ayaa sii kor dhisay walaaca laga qabo xuqu uqda.

Dadka dhaleeceeya Madaxweynaha ay aa si joogta ah loo xirxiraa oo maxkamad la horgeeyaa iyaga oo lagu eedeeyay in ay aflagaadee yeen madaxweynaha – qofka gala dambigan ayaa lagu ciqaabaya ci qaa baya hal sano oo xadhig ah ama ganaax ama labadaba. Nin ku sugan Harare ayaa dacwad lagu soo oogay bishii April ka dib markii lagu eedeeyay in uu maqlay sarkaal booliis ah oo sheegaya in Emer son Mna ngagwa uu ku guuldareysan doono doora shada soo socota.

Codbixinta doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka ayaa la gu waday inay qabsoonto maalinta Arbacada ah, balse goobaha qaar ayaa dib loogu dhigay Khamiista, maadaama ay soo dib dheceen qay binta kaadhadhka codbixintu.

Doorashada Emerson ayaa la macno ah in xisbiga Zanu-PF uu Zimbabwe xuk umayay 43 sano, tan iyo markii uu dalkaasi xornimada ka qaatay gumeystihii Ingiriiska sanadkii 1980-kii.

Xisbiga ayaa sidoo kale lagu dhawaaq ay inuu ku guuleystay tartanka baarlama anka, isagoo helay 136 ka mid ah 210-ka kursi, iya doo CCC uu helay 73. 60 kursi oo kale ayaa loo qoondeeyay haween ka wax aana lagu soo magacaabayaa saami qay bsi

.XIGASHO:-BBC

Cunsuri hubeysan oo sedex qof oo madow ah ku dilay Maraykanka.

Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay sedex qof oo madow ah g obolka Florida ee dalka Maraykanka kahor inta uusan is dilin laft igiisu. Weerarka ninka cadda anka ah uu ku dilay 3da qof ee madowga ah ay aa loo tiiriniyaa isir nacayb. Ninkan oo da’da la bata naadka ku jira ayaa soo galay ba khaarka Dollar General, isa goo rasaas ooda ka qaaday sida uu sheegay sarkaalka magaalada.

3da qof ee la dilay ayaa kala ahaa labo nin iyo qof dumara. Duqa magaalada Jacksonville Donna Deegan ayaa sheegtay "wuxuu ahaa dambi nacayb ku saleysan” oo uu riixayay cunsuri nacayb ka bu uxo.

MACALIMAD AMMARTAY IN LA DHARBAAXO ARDAY MUSLIM AH OO BAARIS LAGU BILAABAY

Ciidamada booliiska dalka Hindiya ayaa xiray baaritaana ku bil aabay macalimad ammartay in in ardayda ay dharbaaxaan arday mu slim ah oo fasalka wax ka dhigta, waxaana falkan carro badan ka abu uray baraha bulshada.

Muuqaal lasoo galiyay baraha interne tka ayaa laga dhax arkayaa macalimad dhigta dugsi hoose oo ardayda fasalka ku amreysa in ay si xooggan u dharbaaxaan wiil ar day muslim ah oo kamid ah ardayda ay wax u dhi gto.

Dhacdadan oo ka dhacday dugsi gaar loo leeya hay oo ku yaala gobolka woqooyi ee Uttar Pradesh ayaa abuurtay ca rro xoo ggan oo

ka timid bulshada qeybaheeda kala duwan , gaar ahaan dadka muslim iinta ah ee kunool Hindiya Baraha bulshada muuqaalka lagu baahiyay ayaa laga dhax arkayaa wiilka yar oo ooyaya, markii la gar aacayay, iyadoo sababta lagu Sheegay in uu khalad samee yay, wa xaana muuqaalka laga maqlaa macalimada oo ardayda ku amreysa in xoog u dharbaaxaan wiilka.Booliiska magaalada dhacdadan ka dhacday ayaa la sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan kiiskan cunsuriyadda xambaarsan, wa xaana macalimadda haddii lagu helo kiiskan wajihi kartaa xarig iyo in shaqada laga eryo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip