
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA AGOOSTO 2023-KA
Shirka golaha wadatashiga qaran oo ka furmay M/Dhuusomareeb
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa M/Dhuusamareeb ka furay shir ka Golaha Wadatashiga Qaranka ee DF & D/-Goboleedyada. Shirkan oo ay mar kale ka maqan tahay Puntland, ayaa looga hadlayaa xaaladda amniga dalka, dhameystirka howlgalada dib u xoreynta, xasi linta deegaan ada laga saar ay Alshabaab iyo gaarsiinta adeegya da aasaasiga ah ee bulshada.
Madaxweyne Xasan Sh. ayaa madaxweynaya asha dowlad goboleedyada u sheegay inay u diya ar garooban wajiga 2ad ee dib u xoraynta dal ka.
Shirkan ayaa yimid, iyadoo dowlad goboleed ka Galmudug uu ku dhow yahay in guud ahaan la ga xoreeyo Alshabaab, iyadoo ciidamada xooggu ay xoreeyeen magaaladii ugu weynayd ee Shab aab kaga sugnaayeen G/Galgaduud, Cee lbuur.
Waa shirkii ugu horreeyay ee madaxweynuhu M/Dhuusomareeb kula yeesho madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Horey Bay dhabo ayay ugusoo kulmeen.
Madaxda dowlad goboleedyada ayaa madax weyne Xasan Sh.ku ammaanay inuu dagaal dhab ah kula jiro Alshabaab. Waxayna sheeg inay ku garab istaagidoon aan dowladda.
RW Xamsa Cabdi Barre: "Waxa aan diiradda saaraynaa Soomaali xor ka ah Deyn, AS, Musuq & qabyaalad”.
R/Wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay ka go’an tah ay sidii dalka looga saari lahaa ‘AS’ isla markaana laga gungaari lahaa Deyn cafinta, la dagaalanka Musuqa & ka gudubka caqabadaha kale ee ku hor gudban.
Wasiirka 1aad ee XFS Xa msa Cabdi ayaa sheegay in Amniga diiradda la saarayo si loo xoojinaya lagu qasban ya hay in ‘AS’ laga qabsado d eegaannada ay joogaan si looga hortago weera rrada ay abaabulayaan waa sida uu yiri.
Xamsa Cabdi Barre, R/Wasaaraha Soomaali ya ayaa rejo ka muujiyay Shirka Golaha Wadata shiga Qaranka ee Dhuusamareeb ka dhacaya in looga arrinsado dhammeystirka wajiga 1aad ee howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ iyo in la billaabo qaybta 2aad ee howlgalkaas.
"Golaha waxa aan uga tashan doonnaa arri maha Dhaqaale, Bulsho, si aan ugu gudubno Soo maali xor ka ah ‘AS’, Deynta, Musuqa & Qabyaa lad si amnigeeda ula wareegto oo gacanta ugu ha ysato” ayuu yiri R/ Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay xoojinta howlgall ada ka dhanka ah ‘AS’ waxa ay Shacabka ugu ba aqday in ay kordhiyaan la shaqeynta ciidamada heer Federaal & heer Dowlad-Goboleed ee kaa shanaya kuwa deegaanka.
Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka Dooday Akhrinta 2aad ee Hindise sharciyeedka Hawlgabka
Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 21- aad ee Golaha Shacabka BFS oo uu shir guddoomiyay Gud doomiyaha G/Shacab ka BF/SoomaaliyaMd.Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoo be),waxaana ku weheliyay Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shac abka Md.C/hi Cumar Absh irow. Ajandaha kula nka oo ahaa warbixinta akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciy eedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayi dka ee Dowladda, kaas oo muhiim u ah dhamm aan shaqada howlwadeennada dowladda. Xil dhibaannada Golaha Shacab ka BJFS oo ka do oday akhrinta labaad, ayaa fadhiga Golaha ka jee diyay talooyin iyo muhiimada uu leeyahay sharc igan.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo xiray kulanka Dorraad ayaa Guddiga Arrimaha Bulsha da ee Golaha shacabka faray in soo-jeedinta iyo talooyinka Xildhibaanada kusoo daraan isla-mark aana kuso celiyaan Golaha.
Gen. Ibraahim Sheikh: Shabaab, Ceelb uur oo gacantooda ka baxday waxay u tahay guul darro aysan weli arag
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sooma aliyeed, en.Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, ayaa sheegay inay Dowladda Soomaa liya ka adkaatay Alsh aba ab, kadib markii gacanta lagu dhigay degmada taariikhiga ah ee Ceelbuur.
Taliyaha ciidanka xoogga dal ka, oo wareysi siiyay laanta VOA Somali, ayaa sheegay in ay si nab ad ah kula wareegeen magaalada Ceelbuur, wuxuuna tilmaamay, Shabaabku in aysan awood u lahayn inay ka hor yimaadaan ciidamada xoogga dalka Soomaal iyeed.
Taliyuhu wuxuu Ceel Buur ku sheegay inay ah ayd meelaha Shabaabku kasoo abaabuli jireen dhibaatooyinka ugu waawayn ee ay dalka ka gey san jireen.
"Ceelbuur oo gacantooda ka baxday waxay u tahay guul darro aysan weli arag. Waana guul darro bilow u ah. Inta dhiman sidaas oo kale ayay ugu guul darraysan doonaan,’ ayuu yiri Jeneraal Ibraahim Sheekh.
Dhinaca kale, taliyaha xoogga ayaa beeniyay in degmada Ruun Nirgood ay Alshabaab dib u qabsadeen. Wuxuu sheegay koox go’doon ku jirtay inay mar yimaadeen, kuwaas oo uu sheegay in aanay jirin meel ay u baxsadaan.
Wuxuu sheegay howlgalka inuu sii socondoo na illaa laga xaqiijinayo in Shab aab laga nadiifiyo dalka. Wuxuu sheegay madaxweynuhu inuu u joo go magaalada Dhuusomareeb in la xaqiijiyo sifa ynta Shabaab ee degaanada Galmudug.
Aqalka sare oo Dorraad Ansixiyay Hind ise sha rciyeedka Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baar lamaan ka Federaalka Soomaaliya Md.Cabdi Xaashi C/hi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa Dorraad shir guddo omiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga 3aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajan dihiisu ahaa
1- Akhrinta saddexaad ee Hindise Sharci yeedka Ilaalinta Maaraynta Deeg aanka 2- Akhrinta labaad ee Hindise sharciy eedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS.
Ugu horrayn, waxaa la gudagalay ansixinta sharciga Ilaalinta iyo Maaraynta Deegaanka ka dib markii gudddigii ka soo shaqeeyay ay Sana tarrada la wadaageen xogta akhrinta saddexaad iyo sida ay isu waafajiyeen aragtida Sanatarrada iyo sharciga, waxaana intaas ka dib codka kals oonida siiyay 33 Sanatar wax diiday ma jirin wax ka aamusayna ma jirin.
Ajandahaas markuu xirmay, waxaa la guda ga lay Akrinta labadaad ee sharciga Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, waxaana dood iyo fal anqayn ka dib la isla qaatay in sharcigaas oo muhiim gaar ah u leh dalka, isla Dorraad la meel mariyo soo jeedin katimid Sanatarrada qaar.
Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa cod geliyay soo jeedinta Sanatarrada qabay in islaDorraad sharciga Xafiiska Hanti-dhowrka akhrinta 2aad iyo 3aad la marsiiyo, sidaas ayayna ku oggolaadeen Sanatarradii kulanka soo xaadiray, wax aana int aas kadib la sameeyay ajande cus ub oo lagu ans ixinayo sharciga Xafiiska Hanti-dhowrka, 32 Sana tar ayaa oggol ku codeeyay wax diiday ma jirin wax ka aamusna ma jirin, sidaas ayuu sharcigaas isna Dorraad uga gudbay Golaha Aqalka Sare.
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS Md. Biixi Iimaan Cige iyo Wasiir ku xigeenka wasaar adda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Mudane Saciid Max amed Cali, ayaa Guddiyadii la shaqee yay iyo dhmmaan Sanatarrada Aqalka Sare uga mahad celiyay sida wanaagsan oo ay waajib gud ashadooda uga qaateen sharciyada ay Dorraad ansixiyeen oo muhiim u leh Dalka.
RW hore Xasan Cali Khayre oo sheegay qab ashada degmada Ceelbuur u tahay guul dowla dda iyo dadka deeganka
Raiisul Wasaarihi hore Soomaaliya Md.Xasan Cali khayre ayaa bogaadiyey howlgaladi lagu qa btay degmada ceelbuur asigoo ku amaanay Ciidamada qaranka isla markaasne wuxu faray dowla dda in la ilaaliyo hantida dadka deeg anka si ay u helaan kalsoonida shacabka maad ama 15 sano xurnimadi laga qaa day ayag oo Dorraad ay u tahay farxad weyn in dowladdnimada soo gaaratay
Qoraalkiisa waaa kan hoose ka aqriso.
Waxaan Guud ahaan ummadda Soomaaliye ed, Ciidanka Xooga Dalka iyo Ciidamada Kacdoo nka shacabka uga hambalyeynayaa guulaha wax ku oolka ah ee laga soo hooyay howl-gallada Kha waarijta looga xoreynayo dalka.
Waxaan si gaar ah u bogaadinayaa howl-galla dii ugu dambeeyey ee degmooyinka iyo deegaa nnada ka tirsan dowlad gobale edka Galmudug oo ay ugu dambeysay degmada Ceelbuur looga xoreeyay kooxda Khawaarijta ah ee xilliga dheer horumarka ka hor taagneyd dadka & deegaanka.
Waxaan u mahad celinayaa dhammaan dhina cyadii gacanta ka geystay howl-gallada oo ay ugu horreeyaan ciidanka xoogga dalka ee loo carbiy ay ilaalinta nafta, hantida iyo sharafta ummadda Soomaaliyeed, saaxiibada Soomaaliya la garab ta agan taageerada buuxda iyo shacabka Soomaali yeed.
Waxaan xasuusinayaa dowladda 2eeda heer muhiimadda ay leedahay in xoogga la saaro gaar siinta adeegyada dowladeed, xasilinta iyo horumr inta deega annada laga saaray Khawaarijta, wa xaana mar kale ku baaqayaa in loo midoobo daga alka dib-u-xoreynta ee Khawaarijta lagu cirib tirayo.
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dadaallada ku aadan ku biirista EAC
Md. Cabdisalaan Hadliye Cumar Ergeyga gaar ka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabi san Bul shada Bariga Afrika oo saxaafadda uga war bixiyay shirka wada xaajoodka farsamo ee ku biiritaanka Soomaaliya Ur ur Gobolleedka Iskaashi ga Dhaqaalaha ee Bariga Afr ika, isla markaana ay la le eyihiin wafdiga ka socda Ur ur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika oo maalmahan shir ar uga socdo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in kulanka labada dhinac uu meel fiican u marayo, kaasi oo lagu wado in warbixin dhameystiran uu ka soo baxo maalinta khamiista ah ee nagu soo aadan.
Md Cabdisalaan Hadliye ayaa xusay in sahan kann uu soo bilaabay Mada xweynaha JFS Md .Xasan Sheekh Maxa muud sanadkii 2022-ka,, ha atana ay socd aan dadaallada ku aadan sidii Soo maaliya ay ugu biiri lahayd Suuqa Dhaqaalaha Bariga Afrika.
"Wafdi ka socda Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika waxa ay kormeer ku ta geen Soomaaliya, halka asi oo ay ku soo arkeen horumarka ay sam eysay dowladda ee dhinacya da amniga iyo dhaqaalaha muddadii ay joogeen wafdiga, iyagoo u riyaaqay dadaallada dowladda”. ayuu yiri Ergeyga gaarka ah ee Madaxwe ynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika.
Md.Cabdisalaan Hadliye "Shirka Gudd iga far samada meel fiican ayuu noo mar ayaa, waxaanu rajeynaynaa in Soomaa liya dhamaadka sanad kkan ay ku biirto Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika”
Wafdiga uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika Md.Cabdisalaan Hadliye Cumar oo ay ku jiraan Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Sa hra Cali Xasan, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasa aradda Arrimaha Dibadda Md. Xamsa Aadan Xa adow, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaad iidka iyo Duulista Hawada Soomaali ya Md .Ba shiir Macalin Cali iyo mas’uuliyiin kale oo ka koo ban quburo 45 qof ah ayaa iminka kulamo farsa mo kula leh M/Nairobi ee dalka Kenya wafd iga ka socday Urur Gobolle edka Iskaash iga Dhaqaal aha Bariga Afrika, kaasi oo lagu wado in la soo gabagabeeyo maalinta khamiista ah ee nagu soo fool leh.
Weerar Qarax Ismiidaamin iyo dagaal toos ah oo ka dhacay degaanka Coosweyne
Wararka ka imaanaya Degaanka Cows-wey ne ee Gobolka Galagaduud oo ilaa 20 KM u jira degmada Ceeldheer ayaa sheegya in dagaal cul us aroortii Dorraad ku dhex maray ciidamada dowladda Federaalka iyo Al-shabaab.
Dagaalkan oo ku bil owday Qarax ismiida amin ah, ayaa waxaa xigay Dagaal toos ah oo ji hooyin kala duwan ka dhacay, waxaana xogta la ga helay ay sheegeysaa inuu dhacay mid ka mida dagaaladii ugu qasaaraha bada naa muddooy inkan.Al-shabaab ayaa sidii caadada u ahayd weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhigy adii ciid amada dowladda iyo xooggaga degaan kaasi oo Alshabaab laga qabsaday toddobaad kii hore.
Wasaaradda G/ndhigga DFS ayaa shaacisay in ciidamadeeda ay ka war hayeen weerarka, ayna fashiliyeen oo ay jilibka u dhigeen Khawaari jta oo watay gawaari qaraxyo ku rakiban yihiin .
Xiriir aanu la sameynay dadka degaa nka iyo qaar ka mida saraakiisha ciidam ada degaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid culus oo Alshabaab ay adee gsadaan qaraxyo iyo in ka badan1000- kun dagaalame.
Qasaare badan ayaa laga soo weriyay daga alkii Dorraad ka dhacay degaanka Cows-weyne, iya doo ay caado noqotay in Alshabaab ay dagaal la ’aan ka baxaan magaalooyinka iyo degaanada waaweyn, markii ay qabsadaan ciidamada dowl adana ay dagaal gaadmo agh kusoo qaad aan, halkaasina qasaare weyn naf iyo Saanad lehba ka dhaco.
Alshabaab waxay sheegtay inay weer arkii Cows-weyne ku dileen Askartii ugu badneyn, ay na ku qabsadeen Gaadiidka gaashaaman iyo Tik nikada dagaalka ee ciidamda dowladda, balse ma jirto cid madax bannaan oo xaqiijisaysheega sha da Alshabaab.
Weerarka Cows-weyne ayaa imaanaya xilli ay Dorraad Ciidamada dowladda la ware egeen deg mada Ceelbuur oo ah goob muh iim ah oo gacan ta Alshabaab lagala waree gaay islmarkaana gacanta u soo gashay Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa degaanka
Maxkamadda Ciidamada oo dil Tooga sho ah ku xuntay Askari dilay Askari kale
Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Ax med oo hore ugu Eeda ysanaa dilka bareer ah oo uu u geystay Ex Xiddigle Booliis Marxuum Cali Xasan Siyaad.
Dilkan ayuu Sakariye ka fuliyey Degm ada Dayniile 28/7/2022 ,sidoo kale Saka riye ayaa hore usii qaatay Baastolad uu la haa Marx uumka iyo qorigii Dowladda is agoo intaas ka dib ka baxsaday dalka.
Sakariye ayaa u baxsaday Dalka South Sud an ayaa ugu dambayn soo galay Gacanta Haya’a daha Garsoorka Soomaa liya ka dib markii ay soo qabashadiisa iska kaashadeen Booliiska Soomaa liya iyo Booliiska caalamiga ah ee Interpol.
Xildhibaan ka tirsan BF Soomaaliya oo hamba lyeeyay guusha SSC-Khaatumo
Xildhibaan Cabdi Qowdhan Warsame oo ka tir san Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka had lay dagaalkii xooganaa ee Dorraad ka dhacay bari ga magaalada Laas caanood, kaas oo lagu jabi yay ciidamada milatariga Somaliland.
Xildhibaanka oo hadal siiyay Telef ishinka So mali Cable ayaa soo dhawee yay guusha ay gaar tay SSC-Khaatuma, wuxuuna u diray hambalyo ku aadan guu sha dagaalkii Dorraad.
Cabdi Qowdhan ayaa tilm aamay in maamulka cusub ee SSC uu cagta saaray wadd adii horumarka, isla-markaana uu durbo soo ce shaday xuduudihiisa, sida uu hadalka u dhigay.
"Maamulka halkaa ka dhisay ee SSC-Khaat uma waxaan idin leeyahay hambalyo muddo yar baa dhisneydeen waxaa alle idin ku guuleeyay in aad dhammaan xuduudihiinii aad hanataan, mas’ uuliyad adag ayaa idin taal allahana idinku guule eyo” ayuu yiri Qowdhan.
Sidoo kale wuxuu kusii daray in Somaliland ay tacaddiyo ka geystay Laascaanood, balse ugu dambeyntee Dorraad iyadaga khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay dagaalka. "Meeshaa waxaa ka dhacay in maamulkii tacaddiga ku haayay laga guuleystay agabkoodii milatariga la burb uriyay, maxaabiis badana laga qabtay” ayuu mar kale yiri. Dhanka kale, wuxuu farriin culus u diray do wladda Soomaaliya, isaga oo ugu baaqay inay ga rab istaago maamulka iyo shacabka SSC-Khaa tuma ee la dagaala maya Somaliland.
Hay’adaha dowladda federaalka ayuu si gaar ah uga codsaday inay adeegyad ooda iyo gurma dba gaarsiiyaan xarunta gobolka Sool ee Laasca anood.
"Waxaan dowladda Soomaaliya iyo hay’adah eena kala duwan ugu baaqayaa, gaar ahaan ku wa amniga iyo arrimaha bulshada inay si buuxda uga howlgalaan deegaanadaas, gaarsiiyaan waxy aabaha looga baahan” ayuu mar kale hadalkiisa raaciyay xildhibaanku.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo weli dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareem aya duleedka magaalada Laascaanood ee xarun ta gobolka Sool. Xigasho:-caasimadda.net
Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaa wac oo ka socda degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag
Dagaal beeleed sababay dhimashada ugu yaraan 5 qof iyo dhaawac 10 ka badan, ayaa maalintii 2aad ka socda degmada Ceel-afwayne, ee gobolka Sanaag.
Sida uu Jiif Caaqil Ibraahin Ismaaciil Ja amac, oo kamid ah bahda dhaqanka ee Ceel-afwayne u sheegay muuqbaahiyaha Some News in ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyooday dagaal u dhexeeya dad deegaanka wada daga.
"Dorraad khasaaruhu 5 qof ayay ahayd dhaawacuna dhowr iyo toban ayuu ahaa, Dorraad wali xabadu way socotaa oo lama oga khasaar aha" ayuu yidhi Jiif Caaqil Ibraahin.
Beelaha oo deegaanka wada daga, ayay dag aalo ku dhexmareen deegaankan sannadihii u da nbeeyay iyada oo dhawr jeer heshiis la dhex dhig ay, colaada ayaa markasta soo noq noqota, colaa dan oo salka ku haysa aano qabiil.
Xukuumada Somaliland ayaa wakhtigan ku mashquulsan xaalada dagaal ee ka taagan gobo lka Sool, isla markaana ma jiraan wax masuuliyiin xukuumadeed ah oo ilaa hada gaadhay deegaan kan.
Denmark oo soo saareysa sharci lagu ciqaabo cidda gubta Quraanka Kariimka
Dowlada Denmark ayaa soo jeedisay hindisa sharciyeed lagu mamnuucayo in lagu gubo quraanka kariimka ah goobaha fagaarayaasha ah,kadib markii dhowr jeer oo hore kutub la gubay ay dalalka Muslimiinta ka caro odeen.
Wasiirka caddaaladda Peter Hum melgaard ayaa sheegay in kitaabka quraa nka oo la gubo ay waxyeello u gaysatay Danm ark, isla markaana ay halis geliso ammaanka mu waadiniinteeda. Shar ciga la qorsheeynayo ayaa dambi ciqaab lagu muteysan karo ka dhigaya cid waliba oo si xun ula dhaqanta Qur’aanka ama Baybalka.
Waxaa qofka falkan lagu helo uu mut eysan karaa ganaax iyo xarig muddo 2 sano ah. Xuk uumadda midig-dhexe ayaa sheegtay inay doon ayso inay caalamka u dirto farriin.Bilihii la soo dha afay, dhowr nuqul oo qur’aanka kariimka ah ayaa lagu gubay dalka Denmark , taasi oo ay caro ak dhalatay
Maareeye oo si adag uga hadlay dagaalkii Goo jacadde una jawaabay Xildhibaan Bidhaan
Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye ayaa u jawaabay Xildhibaan Cabdullahi Bidhaan Warsame oo Dorraad sheegay inay ka guuleysteen ciidamada Somaliland oo dhowr bilooday kulada gaalamayeen Laascaanood ilaa saldhigga weyn ee Goojacadde oo Dorraad soo galay gacan ta xoo gagga SSC Khaa tumo.
Maareeye la hadlay Universal TV ayaa sheeg ay in dagaalka Somaliland iyo SSC uu ku dhisan yahay cadiifad iyo qabyaalad, isagoo ku tilmaa may nasiib darro weyn.
idoo kale wuxuu sheegay in Dorraad uu aad ula yaabay hadalkii Xildhibaan Bidhaan Warsame oo ku faanay in lasoo xiray xuduuda dalka, isla markaana ay ciidamada SSC ka guuleysteen ciidamadii Soomaali diidka ahaa sida uu hadalka u dhigay.
"Saaxiibkey Bidhaan Dorraad waan la yaabay, waa intee xuduuda lasoo xirayo, yaase qabiil gaar ah u xil saaray ilaalinta xuduudaha dalka, xuduuda Soomaaliya intey ku egtahay, waxaan waxay kuu cadeynayaan in dagaalkaan uu yahay qiyaali,” ayuu yiri Maareeye.
Wuxuu intaas ku sii daray in midnimada dadka Soomaaliyeed ay masuul ka tahay dowladda fede raalka, "Midnimada dalkaan anaga ayaa u taagan, waana keeni karnaa, waxaan ahay xildhibaan heer federaal ah, waana aaminsanahay midnimada Soomaaliya,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.
Sidoo kale Maareeye ayaa soo jeediyey in la wad ahadlo, "Waxaan aad u dhaliila yaa waxgaradka Somaliland iyo Puntland, kuwaas oo doorkoodii aan qaadan, in colaadaas ay wax ka abaabulaan ama ka aamusaan maahane,” ayuu yiri.
Xildhibaan Maareeye ayaa aad u amm aanay Ugaaska Beelaha Mudullood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo dhaqankii Hawiye ee uu hoggaaminayey ee isku dayey inay colaada Laascaanood demiya an, laakiin lagu gacan seyray.
"Heshiis iyo wadahadal ayaa wax lagu dhisi karaa, walaalahey uu Bidhaan ku jiro waxaan qabaa waxa ay rabaan in loo yeelo, waa inay xuquuqdooda helaan oo aan la qasbin, midnimadu waa imaaney saa markaas, halkaas dadka ku dagaalam aya ani gaa xildhibaan u wada ah,” ayuu yiri Xildhibaan Max amed Cabdi Maareeye
Madaxweynaha iyo mucaaradka Somaliland oo ku baaqay midnimo iyo in milla teriga la garab istaago
Madaxweynaha Somaliland iyo mush araxa mad axweynaha ee xisbiga Waddani, oo shir ku yeeshay madaxtoo yada, ayaa shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan midnimado, oo ay garab istaagaan ciida mada millateriga.
"Waxan u sheegaya shacabka Somali land in cii danku sidiisii yahay, dhibaato way soo gaadhay lak iin xoogiisii iyo fikirkiisii, geesinimadiisii iyo dal jacay lkiisii intiiba waa sidii, inshallana dhibaatada deg deg ayaynu uga soo waaqsan doonaa oo aynu uga soo aargudan doonaa cadawga huwanta ah ee dhibaa tadaasi inaga soo gaadhay" ayuu yidhi Biixi.
Madaxweynuhu waxa uu shacabka ugu haaqay inay midoobaan, oo difaaca Somaliland ay meel uga soo wada jeedsadaan, waxaanu sheegay in siyaas ada lagu tartamayo, lakiin danta guud la wada ilaalinayo.
Madaxweynuhu waxa uu sheegay in guddi ka ko oban wasiiro iyo xubno ka tirsan golayaasha baarl amaanka Somal iland, loo saaray in ay soo baadha an qala dka keenay in ciidamada Somaliland daga alkii Dorraad lagu jabiyo.
Musharaxa Madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi llaahi Cirro, oo mad axweynaha shirka jaraa'id ku wehelinayay, ayaa sheegay in ay u istaageen difaaca Somaliland.
"Waxaan u caddaynaya shacabka Somaliland in xisbiga Waddani oo aan afkiisa ku hadlayo, uu qar anka kala midays anyahay dhamaan hawlaha qar anka, iyo difaaca qaranka" ayuu yidhi Cirro.
Waxa uu sheegay in ay wax walba ka horaysiin ayaan midnimada iyo didaaca Somaliland "Khilaafka siyaasiga ahi maalinta la xalin doono iyo halkeeda ayuu leeyahay, lakiin Dorraad wax walba waxa anu ka horaysiinaynaa midnimada shacb iga iyo qarani mada ayaa kaw noo ah".
SACIID CIISE: "CEELBUUR WAA DEGMO TAARIIKH LEH OO U QALANTA CAASIMADA GALMUDUG”
Ceel Buur Alahayow Ka Dhig Iftiinka Rajada Caasimadda Galmudug
Dadka ku nool degaanada Ceel Buur iyo Xarar Dheere waa dadka gobolada dhexe ugu maskax da sareeya (IQ), waxeyna ka ilbaxnimo fog yihiin degaanada kale oo ka ag dhow, waxaana lagu qiyaasa in qarnigii 10aad ay ahaayeen deegaano dibeda u dhoofi jirey macdano ay ka mid yihiin (Magnisum Silicate, Quarry) oo wakhti gaas laga sameyn jirey sanamyada, kadibna loo war shadeeyey tubooyinka tubaakada lagu cabo, mee sha dalka gudihiisana farshaxan ahaan laga sameyn jirey dabqaadyada iyo burjikooyinka, waxe yna qarnigii 12aad ilaa 13aad ay xaruun u ahayd boqortooyadii ujuuraanka oo ka dhigtay magaala da ugu weyn xaruunta ganacsiga saldan adooda.
Ceelbuur waxey qarnigii 19aad ahayd magaa alo madaxda Mudug, waxaana lagu diley goferna toorihii Talyaaniga oo ahaa Cap. Franco Carolei 1926 oo dilkiisa lagu eedeeyey Cabdulle Cirrobe iyo Geelle Galaal oo ay shirqoolka dilka qorshe ysan ay ku wehliyeen koox gumeysidiida, wuxuu na isla sanadkaas Talyaanigu uu ka qaaday deg monimada, isagoo u guurey kuna wareejiyey Dhusamareeb oo uu ka dhistay taliska ugu wey naa ciidankiisa ee uu ku qabsaday Itobiya 1935, waxaana taas u wehlisey dhagar loo geystey maq aamka Ceel Buur oo mar 2aad lagu gacan bidix eeyey kadib markii dowladdii kacaanka ay hakr atay iyadoo ilaalineysa awood qeybsiga degmada Caabud Waaq, sidaasna uga dhigtay Dhusama reeb magaalo madaxda Gobolka Cusubaa ee Galgaduud.
1975 ayaa degmada Ceel Buur waxaa istrat ejiyad ahaan jecleystay Midowga Soviet, waxeyna kula taliyeen Soomaaliya in halkaas laga same eyo saldhiga Ciidanka Xoogga Dalka(CXD) ugu weyn, waxeyna Ruushku markaas halkaas ay ka sameeyeen garoonka saldhiga cidamada circa oo qorshihiisu ahaa inuu noqdo midka ugu weyn dal ka, nasiibdarase ay ku dhacday bilowgiisa kadib inuu xumaaday xiriirka labada dal kadib dagaalkii Soomaalida Galbeed aawgeed, waxeyna isku da ygaaas guuldareystay ay magaalada Ceel Buur ka dhigtay iney dhumisay fursadii jiritaankeeda ugu qaalisaneyd oo meesha ka saartay hamige edii sooyaalka ahaa oo ahaa iney mar uun dib u hanato maqaamkeedii taariikhiga ahaa oo dhacdo oyinkii nasiibka darnaa ay sida isxigxigta u weeydaariyeen.
Ceel Buur waa degmada ay ka soo wada jeed een geesiyaashii halyeeyada ahaa ee CXD, kuwa as oo kala ahaa Alifle Maxamed Cabdulle Xalane iyo Col. Cilmi Nuur Tareey oo labaduba lahaa bil ado geesi, waxaana la sheegay in Boqorkii Itobiya Haile Selassie markii uu yimid Muqdisho 1971 inuu codsaday inuu la kulmo Col. Tareey, balse uu helay jawaaab ah inuu xiran yahay, isla mar kaasna uu haddana codsaday boqorka Itobiya in uu ku soo booqdo xabsiga, waxaana boqorka la ga soo weriyey inuu yiri Soomaaliyana geesiyaa sheeda waxey ku abaal mariyaan iney ku dilaan xabsiyo, inaguna waxaan ku raadinaa diamond si aan xeeladaha caqliga dagaalka aqoon uga koro rsano, wuxuuna hadalkiisii murtida reebay ku soo dhameeyey "Walee Soomaaliyey Itobiya marna uma heshid nin xeelad siyaasadeed ku gaari ka ra; Walee Itobiyay marna Soomaaliya uma heshid wiil xeelad geesinimo ku gaari kara
.” Dorraad waxaad arkeysaa in inta badan saraaki isha ciidanka, diblomaasiyiinta, xildhibaanada, wasiirada, madaxda maamul goboleedyada ay int ooda xilalkaas soo martay ay badankood ka dii waan gashanayeen Xabashida oo ay mushaar iyo taakuleyn kale ka qaadan jireen, dalka difaaciis iina uu ku soo haray wiil geesiya oo moog sida ay wax u jiraan.
Waxaa hamiga rajada shacabka Ceel Buur me el fog ka soo celiyey kadib markii march 26, 2012 ay koox diimeedka Ahlu Sunna Wal Jamaca (ASWJ) ay ka xoreeyeen koox diimeedka mitidka ah ee xagjiriinta Al Shabaab, waxaana rajadaas sii xoojisey kadib markii Madaxweynaha Sooma aliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud uu si xoo ggan u garab istaagey dadaalada lagu xoreynay ey degaanka Ceel Buur ilaa inta ay dib ula ware egeen kooxda Al Shabaab gacan ku haynta Ceel Buur February 2014 kadib marka khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay maamulka madaxweynaha iyo madaxda koox diimeedka ASWJ, waxaase A ugust 25, 2023 Ceel Buur rajadeedii dib u soo no oleeyey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Dr. Xassan Sheekh Maxamud oo qabyadii xukunkiisa hore dhameystiray, Kana xoreeyey Ceel Buur Al shabaab.
Ceel Buur ma ka soo kabsan doontaa bahdila adii ay qarniyaal fara badan ugu jjirtey maqaamke edii ahaa iney dib u soo ceshato xaruunimada ga nacsiga iyo magaalo madaxnimada maamulka gobolka Galgaduud ama kan Galmudug, waxeyse intaas bedelkeeda in ka badan ay ku hanan kart aa haddii loo doorto deegaankeeda iney noqoto xaruumaha saldhigyada ugu weyn CXD oo ay ka furan yihiin akadamiyadaha kala duwan ee ciidan ka, waxeyna taas ay fursad u siineysaa Ceel Buur iney ku caanbaxdo hoyga lagu soo tababaro dag aalyahanka halyeeyada geesiyaasha Ciidanka Xooga Dalka, waxaana taas aad u bilaya istrate jiyada ciidan ee degaanada Ceel Buur iney tahay dhul ka fog xuduuda Itobiya oo ay adag tahay in ey si sahlan ku
burburiso keydka iyo gurmadka ciidanka, sidaas si la midana aan laga soo weerari karin dhinaca badda.
Ceel Buur oo dib u soo ceshatay xoriyadeeda ayaa hadda u baahan in deegaankeeda lagu xo ojiyo dowlad nimada, saldhigyo waaweyna laga hirge liyo si aysan suurtogal mar kale u noqon in ey dib ugu noqoto gacan ka xaq daran oo magac eeda iyo maqaamkeeda disha, waxeyna Ceel Buur u baahan tahay helida xoriyadeeda kadib in lagu garab siiyo sidii ay u noqon lahayd magaalo madaxda Galmudug oo ay hooy ugu noqoto mad axbanaani meel fog gaarsiisa maamul dowlade edka ka jira gobolada dhexe horumar maskaxeed iyo mid maaliyadeed oo ka dhiga deegaanadaas kuwo dadka, dalka, iyo dowladda u noqda rajada iftiinka Soomaaliya oo ah dal mida. Ceel Buur Ala hayow ka dhig iftiinka rajada Galmudug.
Dr. Saciid Ciise Maxamud
Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqara diyada Dadka Saciidciise258@aol.com
MAXAY TAHAY HALISTA SOO WAJAH DAY MUSTAQBALKA LACAGTA DOOLLARKA EE SOOMAALIYA LAGA ISTICMAALO?
Doolarka Maraykanku waxa uu ku jiray kaa linta lacagta ugu sarreysa ee adduunka muddo tobanaan sano ah, laakiin isku dayada lagu doonayo in lagu soo afjaro awooddeeda wax kala iibsiga ganacsiga caalamiga ah ayaa sii kordhaya marba marka ka dambaysa.
"Hadafka ah in la soo afjaro waxay ku xiran tahay dollarka ee xiriirka dhaqaale waa mid aan laga laaban karin," ayuu yiri madaxweynaha Ru ushka Vladimir Putin khudbad la duubay oo uu ka ga qayb galay shir madaxeedka BRICS, kaas oo ay martigelisay Johannesburg toddobaadkan, ay na ka soo qaybgaleen hoggaamiyeyaasha Shi inaha, Hindiya, Brazil iyo Koo nfur Afrika.
Balse hammiga madaxweynaha Brazil Lula da Silva ayaa u muuqday mid xitaa ka sareeya jooj inta doolarka oo kali ah, isagoo ku booriyay hog aamiyayaasha ururka inay abuuraan lacag ay wadaagaan oo loo adeegsado isdhaafsiga gana csiga dhexdooda.
Muhiimadda dhaqaalaha BRICS ayaan la iska indho tiri karin, maadaama xubnaha ururka ay hadda matalaan in ka badan 40 boqolkiiba dadka adduunka iyo qiyaastii 25 boqolkiiba wax soo saarka guud ee adduunka.
Waxa kale oo BRICS lagu casuumay inay ku soo biiraan 6 waddan oo kale oo ay ku jiraan xul afada Maraykanka, sida Sucuudiga iyo Imaara adka.
Si kastaba ha ahaatee, afgembiga "boq orka lacagaha", oo qayb libaax ku lahaa kaydka lac agta adduunka tan iyo dagaalkii labaad ee addu unka, waxay u baahan tahay tallaabooyin ballaar an si ay u noqoto xaqiiqo la taaban karo, haddii kale waxaa uu ay arrintan noqon doontaa uun mid rabitaan iyo fikir oo kali ah ku dhisan.
Lacagta doolarka ayaa waxaay udub dhaxaad u tahay dhaqaalaha caalamka
Waa maxay muhiimada dollarku u leeyahay dhaqaalaha aduunka?
In kasta oo saamiga dollarka ee kaydka sarifka lacagaha qalaad ee bangiyada dhexe ee dunidu uu hoos u dhacay, haddana sida ay warbixinnada caalamiga ahi shee geen rubucii ugu da mbeeyay ee sann adkii hore la diiwaan geliyay boqolkiiba 58, taasoo gaartay heerkii ugu hooseeyay muddo labaatan sano ah, had dana khubaradu waxay filayaan inay lacagta doolarka sii ahaanayso mid dhaqaalaha caalamka ka ciyaarta dowr muhiim ah tobanka sano ee soo socda.
Bangiyada dhexe ee dunidu waxa ay aad u jecel yihiin in ay kor u qaadaan kaydka sarifka lac agaha qalaad si ay uga faa’idaystaan wax kala beddelashada ganacsiga caalamiga ah iyo in ay la tacaalaan dhibaato kasta oo dhaqaale oo soo wajahda dhaqaalaha dalalkooda.
Doolarka Maraykanka ayaa lagu qiimeeyaa qaar ka mid ah badeecooyinka aasaasiga ah ee adduunka oo uu ugu horeeyo Shidaalka. Hadd aba, haddii qiimaha lacagta maxaliga ah ee dal ay hoos u dhacdo in badan marka loo eego dollarka, badeecadaha lagu sarifayo dollarka ayaa qaali noqda, taasina waxay keentaa in maciishada iyo sicir bararka kor u kaco.
Maalgashadayaasha ayaa sidoo kale jecel in ay iibsadaan dollarka marka dhaqaalaha caal amka uu la soo deristo cadaadis, maadaama lac agta Mareykanka ay tahay "mid adag oo ammaan ah" xilliyada dhibaatooyiinka dhaqaalea, sababtoo ah dhaqaalaha Mareykan ka ayaa ah kan ugu weyn adduunka.
Maxay dalalka qaar u doonayaan inay u yareeyaan ku tiirsanaanta dollarka?
Qaar ka mid ah wadamada soo koraya ayaa u ar ka in sarifka lacagaha dollarka ee wax kala iibsigu uu wax u dhimo dhaqaalahooda, wax ayna ka cab si qabaan in isbedbedelka qiimihi isu uu saameyn ku yeesho xasiloonidooda dhaqaale, sidaas darte edna ay ku dadaalayaan sidii ay wax uga badali lahaayeen heerka uu taagnaa tobanaan sano.
Tusaale ahaan Ruushka waxa uu la kulmay dhi baatooyin aad u weyn ka dib markii cunaqab atay nta reer galbeedka ay saareen, lagana saaray nidaamka maaliyadeed ee caalamiga, ka dib duul aankii Ukraine ee sannadkii hore. Tani waa midda Putin ku riixday rabitaankiisa xooggan ee ah in laga takhaluso ku tiirsan aanta dollarka.
Dhawr bilood ka hor, xoghayaha maaliyadda ee Mareykanka Janet Yellen ayaa ka digtay in cunaqabateynta reer galbeedka ee ka dhanka ah Moscow laga yaabo in ay khatar ku tahay sar eynta dollarka.
Dhinaca Shiinaha oo ah dalka labaad ee ugu dhaqaalaha badan caalamka, waxa uu muddo dheer ka shaqaynayey sidii uu kor ugu qaadi lah aa isticmaalka lacagta Yuan-ka ee wax kala bed delashada ganacsiga dibadda, iyada oo ujeedd adeedu tahay in kor loo qaado muhiimadda laca gteeda heer caalamka.
Lacagta Shiinaha ee Yuan-
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Madaxweynaha Brazil ayaa aaminsan in dalalka isticmaala dollarka aan lagu qasbin inay ku qaataan wax kala iibsiga ganacsiga. Lula da Silva ayaa sheegay intii lagu guda jiray shir mada xeedka BRICS in qaadashada lacag kale oo ca adi ah oo ay isticmaalaan wadamada midowga "ay kordhinaysaa fursadaha lacag bixinta waxa yna yaraynaysaa khatarta ka iman karta."
Arrinkuna kuma koobna dalalkan oo keliya, ma adaama Sucuudiga oo Shidaalka hodanka ku ah uu sidoo kale muujiyey furfurnaan ku aaddan isti cmaalka lacagaha kale ee aan ahayn doollar ka.
Wadamada qaar ayaa sidoo kale qaaday tilla abooyin kor loogu qaadayo isticmaalka lacagaha gudaha. Tusaale ahaan, bishii July ee la soo dha afay, Imaaraadka iyo Hindiya waxay ku dhawaa qeen heshiis ku saabsan isticmaalka Dirham Emir ate iyo Rupee Hindiya ee wax kala iibsiga labada dhinac.
Ma halis ayuu ku jiraa mustaqbalka Doollarka?
Dhab ahaantii, isku dayga lagu dhimayo ku tiirsanaanta dollarka ee macaamil ganacsi ee ka dhexeeya waddammada ayaa wajahaya caqaba do dhowr ah. Waxa loo yaqaan "de-dollarization" ee dhaqaalaha adduunku wuxuu u baahan yahay heshiis baahsan oo u dhexeeya dhoofiyeyaasha, soo dejinta, iyo hay'adaha maaliyadeed ee addu unka si ay u isticmaalaan lacagaha maxaliga ah, ama lacag kale - taas oo aan macquul ahayn mus taqbalka dhow.
Fikradda lacag wadaag ah oo ay yeeshaan wadamada BRICS wali waa soo jeedin oo ma jir aan wax la isku raacsan yahay oo ku saabsan ama hab cad oo lagu hirgelinayo. Waxaa laga yaa baa in madaxweynaha Brazil kaligiis uu yahay midka ugu xamaasadda badan. Ka hor shirkii dha waanta BRICS, qabanqaabiye yaasha ayaa she egay in soo jeedinta lacagta guud aan lagu darin ajandayaasha.
Dhaqaalaha Maraykanku waa kan ugu weyn adduunka, sidaas darteed lacagtiisu waxay gabaa d ammaan u tahay maalgas hadayaasha badan.
Laakiin saraakiisha Maraykanku waxay garw aaqsadeen in doollarku uu soo food saarayo mu staqbal khatar ah, taas oo ay ugu wacan tahay cu naqabataynta dhaqaale ee Washington ay ku soo rogtay dalal kale, iyadoo laga cabsi qabo in arrint ani ay dardar geliso raadinta beddelka doollarka, taas oo wiiqaysa awoodda dollarka musta qbalka fog.
Khubaradu waxay saadaalinayaan in dollar ku uu sii ahaan doono mid door muhiim ah ka ciyaa ra dhaqaalaha adduunka sanadaha soo socda, inkastoo ay jiraan caqabado badan. Moody's wax ay aaminsan tahay in awoodda dollarka Mareyka nka ee ganacsiga caalamiga ah iyo maaliyadda ay sii socon doonto tobanaan sano, xitaa haddii uu soo baxo nidaam ku tiirsan lacago kala duwan.
Sidaa darteed, haddii aan la helin beddel xoo ggan oo doolarka ah, sida hadda jirta, "boqorka lacagaha" wuxuu sii ahaan doonaa mid ammaan ah oo ku tirrsanaantiisu ay sii socon doonto. XIGASHO:-BBC
Safiirka dalka Faransiiska u fadhiya NIGER oo 48 saacadood loo qabtay
Hogaamiyaasha afgambiga ee dalka Niger ay aa u qabtay safiirka Faransiiska 48 saacadood in uu kaga baxo dalkaasi.
Xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal ayaa sii xumaanayo si xawli ah, tan iyo markii saraakiil ciidan ay la wareegeen tal ada dalkaas.
Hogaamiyaasha milatariga ayaa ku eedee yey danjire Sylvain Itte inuu diiday inuu ka jawaabo mar tiqaad uu u fidiyay Wasiirka arrimaha dibadda Nig er si uu ula kulmo.
Faransiiska, oo horey u ahaan jiray awoodda gumeysatay Niger, ayaa sheegay in "putschists aysan awood u lahayn” inay amraan cayrintaas.
Paris ayaa ka soo horjeeda afgambigii July, iy adoo sheegtay in madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohammed Bazoum ay qasab tahay in xaf iiska lagu soo celiyo.
NINKII DIBNAHA KA DHUNKADAY CIYA ARYAHANNADDA SPAIN OO LA GANAAXAY
Jenni Hermoso
XIGASHADA SAWIRKA,SKYSPORTS
Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Spain, Luis Rubiales, ayaa dhaleeceyn badan la kulm ayay dhowaanahan kadib markii uu dibnaha ka dhunkaday weerarya hannadda xulka Spain ha weeneyda lagu magac aabo Jenni Hermoso iy adoo lagu guda jiray dabbaaldagga haw eenka Spain ay ku qaadeen Koobka Aduunka.
Dhunkashada oo ka dhacday meel fagaare ah ayaa waxa qabtay kaamera daha garoonka iy adoo ay ka dhalatay caro dowladeed mid dadwe yne iyo mid ciyaartoy intaba, iyadoo si weyn looga hadal hayo baraha bulshada.
Hermoso ayaa si toos ah u sheegtay in aysan ku qanacsaneyn dhunkashada gaa dmada ah isla markaana aysan jecleysan.
Dood dheer dacwad ayaa lagu furay Rubiales oo ah ninka gabadha dhunkaday iyadoona ciyaa raha laga ganaaaxay in muddo ah.Guddoomiy aha guddiga anshaxa ee FIFA, Jorge Ivan Palacio oo isticmaalaya awoodaha qodobka 51-aad ee xe erka anshaxa FIFA ayaa Dorraad go’aansaday in uu si ku meel gaar ah uga joojiyo Mr. Luis Rubi ales dhammaan hawlaha kubba dda cagta. heer qaran iyo heer caalami.
Joojintan, oo dhaqangeli doonta laga bilaabo Dorraad, waa muddo 90 maalmood ah, iyadoo la sugayo dacwadda anshax-marinta ee Mr. Luis Rubiales.
Sidoo kale, guddoomiyaha guddiga anshaxa ee FIFA ayaa soo saaray laba dardaaran oo dhe eri ah. kaas oo uu ku amrayo Mr. Luis Rubiales in uusan wax xiriir ah la sameyn Karin ama cidna uusan u dirsan Karin xidigta qaranka Spain Jennifer Hermoso ama cid iyada u dhow.
Waxay ku dartay inaysan ka faalloon doonin tallaabo kasta oo anshaxeed ilaa laga soo geba gebeeyo dacwadaha ka dhanka ah Rubiales.
Fifa ayaa furtay dacwado ka dhan ah Rubiales kadib falkii uu sameeyay intii lagu guda jiray qayb inta billadaha Koobka Adduunka ee Haweenka 24kii Agoosto, markaasoo uu bushimaha ka dhunkaday khadka dhexe ee Spain Jenni Her moso.
Waxay sheegtay in aanay raali ka ahayn dhun kashada, balse Rubiales ayaa sheegay in ay ahayd heshiis.
Marka laga soo tago jagada madaxwe ynaha FA-ga Spain, Luis Rubiales ayaa sidoo kale xubin ka ah guddiga fulinta ee awoodda badan ee xiri irka kubbadda cagta Yurub, UEFA.
Waa tuma Jenni Hermoso?
Jenni Hermoso
Jenni Hermoso waxaa lagu tiriyaa mid kamida gabdhaha ugu firfircoon ee xulka Spain iyo koox da Barcelona.
Waxa ay dhalatay san adkii 1990kii, Hermoso wa xa ay hadda u ciyaartaa kooxda reer Mexico ee CF Pachuca.
Xirfaddeeda waxay ku qaadatay dhawr kooxo od oo Spain ah. Waxay inta badan xirfadseeda ku qaa datay FC Barcelona, hal kaas oo ay ka ci yaareysay 2013-kii ilaa 2017-dii iyo 2019-kii ilaa sanadkii hore.
Hermoso ayaa loo arkaa mid ka mid ah weerar yahannada ugu fiican ciyaaraha haweenka, wax aana loo arkaa in ay tahay halyey u dhalatay Spa in una ciyaarta Barcelona.
Waa gooldhaliyaha ugu sarreeya labada koox ood, waxayna Barcelona u dhalisay 181 gool iyo 51 gool oo ay u dhalisay Spain.
Hermoso ayaa ku guuleystay lix horyaal oo Isb aanish ah, Champions League, iyo Koobka Addu unka, iyo abaalmarinno kale.
Rubiales, oo raaligelin ka bixiyay falkii uu sa meeyay Isniintii, ayaa yiri, "Waa ina an qirtaa, ga bi ahaanba in aan khald anaa,". Isaga oo shee gay in uusan u jeedo xun ka lahayn, Rubiales wa xa uu sheegay in dhacdadani ay keentay farxad da weyn ee hanashada koobka adduunka ee haw eenka.
Raiisal wasaaraha Spain Pedro San chez, oo sameeyay qiimeyn ku saabsan dhacdada, ayaa ku dooday in raaligelintu "aysan ahayn mid dham eystiran".
Raiisel wasaare ku xigeenka Yolanda Diaz ay aa ka dalbaday Rubiales inuu isca silo.
Hermoso, oo xiratay funaanadda qar anka Spain 101 jeer, ayaa hadalkeeda ugu horreeyay ee mawduucan ku sheegtay Instagram-ka iyadoo tiri "ma jecelysan falka uu igu sameeyay falka Rubiales”.
Sida uu qorshuhu yahay, ciyaarta soo socota ee kooxda heysata horyaalka addu unka haween ka ee Spain ayaa lagu wadaa inay la ciyaarto Sweden 22-ka Sebtember ciyaar ka tirsan League Nations.
Ilaa hadda, 81 ciyaaryahan ayaa sheeg ay in aysan ka ciyaari doonin xulka qaran ka inta Luis Rubiales uu yahay madaxw eynaha xiriirka ku bada cagta ee boqortoo yada Spain. Waxaa ku jira dhammaan kooxdii ku guuleysatay Koobka Adduunka XIGASHO:-BBC
Qaramada midoobay oo war ka soo saartay xaalada Suudan
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dag aalka ka socda Suudaan uu saameyn ba’an ku hayo guud ahaan dalka isla markaana uu gobolka oo dhan u horseedi karo masii bo bini’a
Ada ntinimo. Dagaalka u dha xeeya ciidamada iyo xoogag hubeysan ayaa bil lowday bishii April, waana uu sii fidayaa. Isku duwaha arrimaha bini’aadantinim ada ee Qaramada Midoobay, Martin Griff iths, ayaa she egay in gaajada, cudurrada iyo barakaca ay sab abeen iskahorimaa dyada ay khatar ku yihiin in ay la dagaan dalka oo dhan.
Waxa uu sheegay in boqolaal kun oo caruur ah ay hayso nafaqo darro aad u daran ayna qarka u saa an yihiin in ay geeriyoodaan hadii aan la daweyn.
Dad ku dhintay Isbuurasho ka dhacday dalka Madagascar
Ugu yaraan 13 qof ayaa dhintay, oo ay ku jiraan toddoba caruur ahi, ka dib markii ay dad badani isku jiidheen ama isku buu rteen, garoon ku yaalla caasimadda dalka Madagas car ee Antananarivo, sida ay sheegtay hay’adda Laanqayrta Cas iyo we liba xubin ka tirsan baarlamaanka deegaa nkaas. Xildhibaanka oo lagu magcaabo Hanitra Razafimanantsoa ayaa u sheegay idaacad laga dhegaysto gudaha dalkaas, in tirada dadka dhaa wacmay ay gaadhayaan illaa 107 qof.
Hay’adda laanqayrta cas ayaa sheegtay in tirada dhimashada ay ku jiraan toddoba caruur ahi, hase ahaatee aan weli la dhamaystirin xogta khasaaraha goobta.
Ra’iisal wasaaraha Madagascar Christian Nts ay ayaa hordhac ahaan u sheegay in tirada dhimashadu ay tahay 12 iyo 80 dhaawac ah.
Horjoogihii ugu sareeyay argagixisada ka dagaalanta Mozambique oo la dilay
Wasaaradda Gaashaandhigga Mozam bique ayaa sheegtay in ciidamadu ay dileen Bonomade Machude Omar (Ibn Cumar) oo ahaa horjogihii ugu sareeyay kooxaha argagixisada ee ka dagaal anta waqooyiga dalkaasi.
Ninkaan ayaa ahaa horjoogaha kooxaha arg agixisada tan iyo sanadkii 2017-kii,waxaana lala dilay labo xubnood oo sidoo kale xiriir la lahaa kooxda Daacish.
Howlgalkii lagu khaarajiyay ragaasi ayaa ka dhacay keymo ku yaalla Macomia maalinimadii talaadada ee la soo dhaa fay,sida uu xaqiijiyay madaxweynaha Moz ambique Filipe Nyusi mar uu shir jaraa’id qabtay Jimc ihii.
Labo sano ka hor, waa xda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Cumar u aqoonsatay horjooge argagixiso, iyadoo ku eed eysay inuu mas’uul ka ahaa weerarra dii ka dhac ay hoteel ku yiillay Palma ee gobolka Cabo Delg ado, halkaas oo ay ku dhinteen tobannaan qof.
Bil ka hor ayay ahayd markii ciidamada Moza mbique ay qaadeen weerar culus oo ka dhan ah argagixisada iyagoo taageero ka helaya boqolaal askari oo ka kala socda Rwanda iyo dhowr wadan oo ku yaala koonfurta Afrika.
QM ayaa sheegtay in rabshadaha ka socda waqooyiga Mozambique ay ku qasbeen in ka bad an hal milyan oo qof inay ka barakacaan guryah ooda,iyadoo si doo kale ay qasab noqotay in la hakiyo mashruuc gaas oo balaayiin dollar ku kacaya.
Maareeyihii garoomada diyaaradaha Kenya oo shaqada laga ceyriyay kadib koronto la’aan qabstay madaarka JKIA
Madaxii maamulka garoomada diyaar adaha ee dalka Kenya ayaa shaqada laga eryay kadib markii koronto la’aan ay keentay in dad rakaabka ah ay muddo saacado ah mugdi ku jiraan garoonka weyn ee JKIA magaalada Nairobi.
Alex Gitari ayaa waxaa sha qada ka ceyriyay wasiirka gaadiidka Kipchumba Murkomen, kaasoo raali gelin ka bixiyay fowdada.
Waxa uu intaa ku daray in faragelinta siya asadeed ay keentay in shaqada laga niyad jabo, isla markaana habacsanaan ay dhacdo. Shirk adda korontada ee ay dawladdu leedahay si dhab ah uma sharaxin waxa sababayIN korontada dal ka oo dhan ka go’do
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA AGOOSTO 2023-KA
...