HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 24-KA AGOOSTO 2023-KA

0
Thursday August 24, 2023 - 08:27:18 in Wararka by
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 24-KA AGOOSTO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan oo Haween kula kulmay Dhuusomareeb bogaadina u jeediyay

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh. Maxam uud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’u uliyiinta iyo howlwadeenada ururka haween ka qaranka Soomaaliyeed oo Dhuusam areeb u yimid, garab istaagga ciidamada qalabka sida ee ku jira dagaalka dalka looga xoreynayo arga gixisada.

Madaxweynaha ayaa haweenka Sooma aliyeed ku bogaadiyey doorka wanaagsan ee ay ka qaataan taageerada, dhiirigalinta ciida mada qaranka iyo wacyi gelinta bulshada ee da gaalka ka dhanka ah Khawaarijta, isaga oo ku booriyay in ay laba jibaaraan kaalintooda hal ganka dib loogu xoreynayo deegaannada ay argagixisadu kaga dhuumaaleysaneyso dal keenna.

Dhankooda, haweenka Soomaaliyeed ee kulanka ka qayb galay ayaa la wadaagay Mad axweynaha talooyin iyo aragtiyo ku aaddan da gaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, iyaga oo ba llan qaaday inay hareer joogidoonaan wiila sho oda qaybta ka ah halganka dalka lagu xoreyna yo Kualnka waxaa ka qayb galay Wasiir ku xig eenka Wasaaradda Warfaafinta XFS, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS, Wasi irka haweenka Galmudug iyo Agaasimaha Wa cyi galinta Bulshada ee Madaxtooyada qaran ka. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo ku baaqay in 2da Gole ka qayb qaataan daga alka lagula jiro khawaarijta

Guddoomiyaha Aqalka Sareee Baarlamaan ka JFS Md. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa Dorraad shir guddoomi yay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 6-aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa Akhr inta labaad ee Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS.

Ugu horrayn G/Guddiga Khayraadka Qar anka Aqalka Sareee BJFS, Senator Saynab is maaciil Maxamed ayaa Sanatarrada la wadaa gtay Akhrinta 2aad ee Hindise Shar ciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qar anka oo ay toosin, wax ka bedel, siiqayn&qa abaynba ay ku sameeyeen qodobada qaar ee sharciga.

Intaas kadib waxaa la gudagalay doodda iyo aragtida Sanatarrada kulanka Dorraad soo xa adiray,iyagoo soo bandhigay fikirkooda iyo wax yaabaha ay qabaan sharciga Xafiiska Han ti-dh owrka Guud ee Qaranka oo ay tahay in lagu ko rdhiyo ama laga tiro, si loo helo sharci is dheeli tiraya.

Ugu dambayn Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ugu baaqay labadda Gole Baarlamaan in ka qayb galaan Dagaalka dalka looga xoraynayo koox ha Khawaarijta ayna ka wada tashadaan 2da Aqal.

RW Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Md. Cab dalla Binu Saalim Al-Nuceymi oo ay ka wada hadl een xoojinta xiriirka iyo iska adshiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah.

R/Wasaare Xam sa ayaa uga mahad celiyey Dowladda Qatar taageerada ay siiso So omaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, hor umarinta adeegyada asaasiga ah iyo gar gaarka.

Dhankiisa, Danjire Cabdalla ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan taageerada dhinacyada ka la duwan leh ee ay mar walba la garab taa gan yihiin Dowladda iyo shacabka Soomaali yeed.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gudd oomiyey kulan looga hadlayey dar-dargelin ta shaqooyinka xafiiska xalka waara

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna du qa Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma daale) ayaa guddoomiyey kulan loogu hadlaay ay dar-dargelinta shaqooyinka Xafiiska unuga xalka waara (DSU) oo ay goob joog ka aha ayeen guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha bulshada iyo Wacyige linta Gobolka Banaa dir Cabdicasiis Cism aan Maxamed, Gud doomiye Kuxigeenka Howlaha Guud Xas an Maxamed Jimcaale, Agaasimeyaal iyo qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Agaasimaha xafiiska unuga xalka waara ee maamulka gobolka Banaadir (DSU) Saynab Ax med oo kulanka ka hadashay ayaa sheegtay in ay dar-dargelin doonaan shaqooyinka xaf iiska iyo ka dhabeynta Qorshaha guddoomiy aha go bolka Banaadir ee ah sidii xal waara loo gu heli lahaa Barakacayaasha ku nool Maga alada Muqdisho.

Agaasime Saynab Axmed ayaa sheegtay in ay ka shaqeyn doonaan sidii barakacayaasha u heli lahaayeen Waxbarashada Farsamada Gac anta, Caafimaad, Shaqo Abuur, dib-u-dejin iyo in ay amni ku helaan goobaha ay dagan yihiin.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna du qa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa hoosta ka xariiqay in laga maar maan ay tahay sidii loo heli lahaa isku filnaa shiyo ay gaaraan dadka Barakacayaasha,ayna noqdaan muwaadiniin ku nool dalkooda, taa sina lagu gaari karo in laga taageero, Waxbara shada, loo sameeyo Shaqo Abuur, iyo inta je cel inay dib ugu laabtaan deegaanadooda la ta ageero.

Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixi yay khasaaraha dagaalkii ka dhacay degmada Kaxda

Afhayeenka ciidanka Boliiska Soomaaliya Sadii q Aadan Cali Doodishe oo Dorraad shir jar aa'id ku qabtay magaalada Muqdi sho ayaa faa hfaahin dhe eraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerar qarax ku bilaa wday oo uu xigay dagaal toos ah oo Habe en hore ka dhacay degm ada Kax da ee magaalada Muqd isho.

Afhayeen Doodishe ayaa sheegay in wee rarka ay kooxda Al-sha ba ab ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ay ku weerareen Saldh iga degmada Kaxda, islamark aana ciidanka Booliiska ee ku sugnaa Saldhiga ay iska difaa ceen weerarkaasi qaraxa ku bila awday ee uu xigay dagaal fool ka fool ah.

Wuxuu sidoo kale sheegay Afheeynka Bool iiska in weerarkaas ay ku dhinteen laba askari oo ka mid ahaa ciidanka Booliiska, halka ay ku dhaawacmeen saddex askari oo kale iyo laba qof oo shacab ah oo rasaasta guryahooda ugu tagtay.

"Khasaaraha goobta ka dhashay ayaa ah dhimashada laba askari oo kamid ahaa ciidan kii, halkaa Khawaarijta kula falgalay oo ka dif aacay iyo dhaawaca saddex kale, Xaafad aha saldhigga u dhowaa ayaa dadkii shacabka gury aha ugu tegtay rasaasta, sidaas daraade ed la ba qof ayaa dadka shacabka ah dhaawac fud ud ka ah” ayuu yiri Afhayeen Doodishe.

Afhayeenka Booliiska ayaa sidoo kale xu say in jab xoogan la gaarsiiyay kooxdii Al-sha baabka aheyd ee weerartay Saldhiga degma da Kaxda, islamarkaana ay jiiteen meydadka iyo dhaawacyadooda, isagoona sheegay ujee dka weerarkaas Shabaab ugu soo qaaday deg mada Kaxda inuu yahay mid ay isaga jeedin eyso dagaalada ka dhanka ah kooxda ee ka socda gobolada dalka.

Si kastaba ha ahaatee weerarkaan ayaa ku soo beegmaya, iyadoo Dorraad kooxda Al-sha baab qarax loo adeegsaday gaari laga soo buu xiyay waxyaabaha qarxa ay ka geysatay Isgoys ka Ifka Xalane ee magaalada Muqdisho, kaa soo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ba leh.

Wasiir Faarax Sh, Cabdulqaadir "Khawaarij tu waxa ay fursad ka heleen dadka aan wax baran”

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada hidda ha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Ca bdulqaadir ayaa sheegay in Manhajka wax bar ashadu aysan ku jirin xagjirnimo,

balse ay tahay feker ay la yimaaddeen kha waarita.

Wasiirka oo marti ku ahaa barnaam ijka Dood furan ee warbaahi nta Qar anka, kaas oo loo ga hadl ayay baahinta iyo tayaynta waxbar ashada ay aa sheegay in ay kusoo dhuuntaan khawaarijta kana faa’iideystaan dadka aan wax baran.

Wasiir Faarax Sh, C/dir "Khawaarij tu waxa ay fursad ka heleen dadka aan wax baran,

iskuma dayaan in ay ka dhaadhiciyaan dad ka wax bartay ee aqoonta leh, sababtoo dadka wax bartay ma yeelayaan is qarxiya” Wuxuu sheegay Wasiir Faarax Sheekh Cabdul qaadir in ay Khawaarijtu ay ka faa’iideystaan qofka jaahilka ah oo aan fursad waxbarasho helin,

duruufaha adagna ku nool, iyagoo ku qanci ya in ay ka horreyso janno iyo nolol ka fiican tan adduunka

DFS oo sheegtay in Puntland ay iibsatay Xe rooyin ay lahaayeen Ciidanka xoogga dalka

Hanti dhowraha guud ee dowladda Soo maal iya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeey ay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar ka mid ah xeryihii ciidamada xoogga dalka Soom aaliyeed ee gobolka Mudug. Hanti dhowraha oo Warbaa hinta kula hadlay M/Muqdi sho, ayaa sheegay maamul ka Puntland, inuu 20 milyan oo dollar ku gatay 2 kamid ah xeryahaas oo lagu kala magaca abo, Warshaddii Kabidda iyo xero Siinaay, oo ku yaalay magaalada Gaalkacyo.

Wuxuu sheegay lacagta kasoo baxday labad aas xero in lagu daray mashruuca dhismaha de keda Garacad. Hanti dhowruhu waxa uu sheeg ay dhaqaalaha lagu iibiyay labada xero in ay yihiin dhaqaale ay leeyihiin ummadda Soomaali yeed, loona baahan yihiin in lagu xisaabtamo.

"Xeryaha ciidanka xoogga dalka waa hanti guud. Hanti guudna waxaa masuul ka ah DFS. Dekedda Garacad maadaama lagu daray lacag taas, waxaa la rabaa lacagtaasi inay noqoto lac ag dadka Soomaaliyeed ka dhaxeyso, waayo lacagtaasi waxay ka timid hanti guud oo dowl addu leedahay.

Waa inay gashaa meel guud oo dadka So omaaliyeed ka dhaxayso,” ayuu yiri hanti dhow raha qaranka. Hanti dhowruhu wuxuu sheegay, inay gacanta Dowladda ka maqan yihiin in ka badan 400 oo ah hanti ma guurto ah, kuwaas oo uu tilmaamay inay gacanta ku hayaan hay’ ado gaar ah, ururo iyo shakhsiyaad gaar ah.

Hadalkaan ayuu hanti dhowruhu ku sheeg ay awaamiir uu soo saaray oo ku socotay hay’a daha Dowladda, isagoo sheegay in hay’ad aan dowli ahayn aan loo oggolaan inay maamusho hantida iyo mashaariicda dowliga ah, iyagoo aan ku jirin heshiis cad oo arrintaas qeexeeya.

Agaasimaha guud ee madaxtooyada Qaran ka oo xilka la wareegay

Agaasimaha guud ee madaxtooyada Qaran ka Md. Cabdixakiim Maxamed Yu usuf oo dha waan Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay xilkaas ayaa mu naasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya wa xa uu xilka kala wareegay agaasimahii hore ee madaxtooyada.

Md. Xuseen Sheekh Maxa muud Agaa simihii hore ee madaxtooyada oo u mahad-celiyey Madaxweynaha Ja mhuuriyadda iyo dhamma an maamulka iyo ha wl-wadeennadii lasoo sha qeeyay ayaa tilmaa may in sanadkii uu Xafii ska joogay uu wax la taaban karo ka qabt ay horumarinta maamulka Madaxtooyada iyo fuli nta siyaasadda Madaxwe ynaha.

Agaasime Cabdixakiim oo horey u ahaa la-taliyaha dhinaca siyaasadda ee Madaxwe yna ha Jamhuuriyadda ayaa munaasabadda xil-war eejinta kusoo bandhigay qorsheyaasha ku aad dan howlaha hortabinta u leh Madax tooyada Qaranka isaga oo adkeeyay sida ay maamul iyo hawl-wadeen waajib ugu tahay in Madaxwe ynaha lagu garab istaago dagaalka dalka looga xoreynayo argagixisada. Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada ayaa sidoo kale xusay in muhiimad gaar ah uu siin doono doorka shaqo ee Madaxtooyada uga aaddan horumarinta dal ka, dayn cafinta iyo dhammeystirka Dastuur ka, waxauuna ka codsaday dhammaan howl-wad eennada Mada xtooyada iyo hay’adaha kale ee dowladda in ay ku garab istaagaan gudashada masu uliyadda loo igmaday.

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Md. Abshir Maxamed Axmed oo ka qayb galay mu naasabadda ayaa u mahad-celiyay Agaas im ihii hore ee Madaxtooyada waxa uuna Agaa si maha cusub u rajeeyey in Alle u fududeeyo gud ashada mas’uuliyadda Qaran, isaga oo kula dardaarmay ka miro-dhalinta qorsheya asha shaqo ee Madaxtooyada.

Hantidhowraha guud ee Qaranka oo awaa mir dul dhigay Hay’adaha dowladda

Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa Dorraad soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay’adaha gacanta ku haya hantida dowladdu leedahay ama kuwa bixiya adeegyada caamka ah.

Hanti dhowraha guud ee Qaranka Avv; Axmed Ciise Guutaale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xafiiskiisu uu diiwaan gelinayo dhammaan heshiisyada ay hay’adaha dowla ddu darafka ka yihiin, wuxuuna xusay in ciddii ka hor timaadda ay jebisay sharciga maa raynta miisaaniyadda iyo kan Hanti dhowraka guud.

Avv; Guutaale ayaa sheegay hay’adahaan dowliga ahayn ee fuliya mashaariicda horum arineed iyo mid bini’aaddan-nimo ee laga maal geliya lacagta dowladda ayna ku jirto tan deeq bixiyayaasha lagula xisaabtamayo sarka alka idman ee hay’addaas.

Hanti dhowraha guud ayaa sheegay in he shiisyada deeqaha hay’adaha, kuwa dowladda, dowlad goboleedyada iyo kuwa ganacs igaba laga diiwaan geliyo xafiiska Hanti dho wrka gu ud ee Qaranka iyo laamahiisa maamul gobo leedyada.

Avv; Axmed Ciise Guutaale ayaa sheegay in dhulal iyo dhismayaal gaaraya 436 xarum ood oo ay leeyihiin 15 hay’ado dowladeed ah ay ku maqan yihiin gacanta shirkado, ganacs ato, ururro iyo shaqsiyaad gaar ah.

Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa far ay hay’adaha dowladda oo gaaraya 69, kuwa as oo ku jira qoondada miisaaniyadda dowlad da ee uu ansixiyay BF in ay u hoggaan samaan sharciga, si looga baaqsado halis ku timaadda daqliga dowladda.

Nabadoon Xaad oo shaaciyay tallaabada xig ta kadib xoreynta Wabxo iyo Cowswayne

Guddoomiyaha odayaasha haqanka beel aha Hawiye Nab ado on Maxam ed Xasan Xaad ayaa boga adiy ayhowl-galladaay ciid amada dowladda iy o kuwa dadka deegan ka ka wad aan dal ka ee lagu baac Al-Sha baab, gaar ahaan ku wa ka socda gobolka Galgaduud.

"Waxaa bogaadin ayaa guulaha ay ciid am ada ka gaareen meelo kamid ah gob olka Galg aduud, guul ahaas waxaa leen ahay ham balyo oo runtii waa wax lagu naaloon karo, Ilaahay garabkiina ha galo waa u ducey nay naa,” ayuu yiri Nabadoon Xaad.

Sidoo kale waxa uu sheegay in xoreynta deegaanadan ay xigeyso xoreynta Ceelbuur iyo kuwa kale ee deegaanadaasi ee weli ku jira gacanta kooxda Al-Shabaab, si loo guda galo wejiga labaad ee dagaalka.

"Waqtiyada soo socda waxaa rajeynaynaa in lagu sii siqayo Ceelbuur iyo Galhareeri iyo meelaha weli ku harsan ee gabaadka u ah, ho re u socda anaguna Ilaahay ayaa idinka rajey naynaa inuu guusha idin hansiiyo.”

Wuxuu ugu baaqay shacabka ku sugan de egaanada weli ku harsan yihiin dagaal-yahaan ada Al-Shabaab in gacantooda ka baxaan oo aadan deegaanada la xoreeyay ee ka ag dhaw, si aysan gabaad uga dhigan argagixi sada.

"Waxaa ugu baaqeyna inay gacantooda ka baxaan oo ka tagaan meelaha ay ku dhuumaal eysanayaan oo kusoo laabtaan meelaha la xor eeyay ee Wabxo iyo Cowsw eyne iyo dhulkaas oo ciidamada ka dhigtaan gabaad,” ayuu yiri Nabadoon Xaad.

Waxa uu intaas kusii daray "Wax laabasho la dhaho majiraan oo dhulka waa la qabanaa, madaxweynaha JFS ayaa dagaalkan horkaca ya waa inay aaminaan dowladooda, askartoo da iyo dadka xoreynaya.”

Ugu dambeyntiina wuxuu ku booriyay sha cabka inay dowladda iyo ciidankooda ku garab istaagaan dagaalka Al-Shabaab, si looga xoree yo deegaanada ay weli ku harsan yihiin, isla markaan uu dhamaaday waqtigii argagix isada ee Soomaaliya.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xooggaga Ka cdoonka Shacabka (Macawisley) ayaa Dorraad si rasmi ah ula wareegay deeganka Cows wa yne ee gobolka Galgaduud, ayaga oo maalin ka hor la wareegay Wabxo iyo deegaano kale.

Cowswayne ayaa ah deegaan muhiim ah oo dagaal-yahaanada kooxda Al-Shabaab u ah ayd goob ay ka difaacaan degmada Ceel buur, taasi oo uu ku wajahan yahay duulaan culus, si looga xoreeyo kooxda.

Dagaal-yahaanada Al-Shabaab ee ku sugn aa deegaankaasi ayaa iskaga cararay kadib markii ay ogaadeen in awoodda ciidanka qaran ka aysan u babac dhigi karin, sida lagu yiri bayaanka kasoo baxay dowladda.

Ciidamada Qaranka iyo dad deegaankaee iskaashanaya ayaa sidoo kale la wareegay dee gaano ballaaran oo ay ka mid yihiin Jaaw, Da adaale& Goobo kale oo Galgaduud ka tirsan

Kooxda Al-Shabaab ayaa wajahaya dagaa llo dhulka iyo cirka ah oo ay fulinayaan ciidam ada huwanta, waxaana ciidamada ay kooxda ka sifaynayaan dhulka howdka ah ee dhaca ba riga gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ciidan ka xoogga ku burburiyeen fariisimo ay Shaba ab ku lahaayeen. Si kastaba, howl-galladaan ayaa imaanaya xilli ciidamo aad u badan todd obaadyadii ugu dambeeyay lagu aruurinayay M/Dhuusamareeb ay jihada bari kaga dhaqaa

qeen M/Ceelbuur.


Ciidamada huwanta oo ku dhow Ceelbuur iyo Shabaab oo shacabka ku qasabtay

Ciidamada huwanta oo ka kooban Xoogga dal ka, Daraawiishta Galmudug iyo Macawiisl eyda ayaa lagu soo warramayaa inay aad ugu dhowaa deen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Ciidamada huwanta ayaa illaa 40 KM u jirsaday Ceelbuur waxayna haatan wadaan gulufkii ugu dambeeyay ee ay ku doonayaan inay gudaha ugu galaan magaaladaasi.

Wasiir ku xigeenka wasa aradda amniga dowlad Gobo leedka Galmudug Cali Baa shi C/hi oo la hadlay warbaah inta ayaa ka warbix iyay dha q-dhaqaaqa haatan ka socda aagga Cee lbuur, wuxuuna sheegay inay ciidam ada huwanta ay u dhaqaadeen degmadaasi.

"Ciidamada DF iyo kuwa Galmudug oo iskaa shanaya waxaa in muddo ah socday guluf howlga llo ah oo lagula jiray maleeshiyaad Khawaarijta, muhiimadda waxa ay aheyd in laga gacabn mar oojiyo magaalooyinka ku haray gacantooda” ayuu yiri Cali Baashi Cabd ullahi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in saacadaha soo socda ay la wareegi doonaan guud ahaan gacan ku heynta degmada Ceelbuur oo uu sheegay inay tahay magaallo istaraatiiji ah.

"Ceelbuur waxay ka mid tahay degmooyinka ku haray gacanta cadowga insha allah waxaan raj eyneynaa saacadaha soo socda inaan ka fara ma roojino istaraatiiji ah Ceelbuur waxay noqon doon taa degmadii ugu dambeysay oo aan gacanta ku dhigno” ayuu sii raaciyay.

Dhanka kale, kooxda Al-Shabaab ayaa la she egay inay dadka deegaanka ku amartay inay isa ga barakacaay guud ahaa magaala daasi, waxaa na Habeen hore iyo Dorraad laga dareemay qax ay sameynayaan dadka deegaanka oo u baxay deegaano u dhow Ceelbuur iyo agagaarkeeda.

Ujeedka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay do oneyso inay shacabka gabaad ka dhigato, ayna la aadaan dhanka dhulka howdka ah ee gobolka Galgaduud, maadaama dagaalladii ugu xooganaa iyo duqeymio culus ay ku waj ahan yihiin goobaha ay ka joogaan gobolkaas.

Si kastaba Dorraad ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa la wareegay deegaano mu hiim ah oo ay kamid yihiin Wabxo iyo Coos weyne ee gobolka Galgaduyud.

Puntland oo ka hortimid Amar ka soo baxay DFS

Wasirka warfaafinta Maamulka Puntland Ma xamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in go’aaanda kasoo baxay DF ay yihiin go’aano aan qusaynin shirkadaha isgaarsiinta Puntla nd.

Wasiirku wuxuu sheegay shi rkadaha ka howlgalla Puntla nd inay amarka ka qaadana ya an maamulkooda. Wuxuu sheeg ay inay wadaan xeerka iyo siyaasada baraha bul shada ee Punt land. Wuxuu sheegay in dhawaan golaha baarla maanka la horgayndoono.

Sidoo kale’ Waxa uu sheegay Wasiirka mar kii uu sharcigaas soo baxo in cid kaste oo si qald an uga faaidaysata baraha bulshada ama xadgu dub ku sameysa, lala xisaabtami doono. Wuxuu sheegay xeer la’aan in aan haatan loo ciqaabi ka rin cidna. DFS ayaa dhaw aan waxay mamnuucd ay isticm aalkaTIKTOK ,Telegarm iyo 1xbet kuwa s oo mamnu ucidooda uu dhaqan galayo maalin ta berri ah.

Soomaaliya oo su’aalihii ugu dambeeyay laga weeydiinayo ku biiritaanka dalabadda Bariga Afrika

M/Nairobi ayaa loo fadhiyaa kulan ay leeyihiin Soomaaliya iyo dallaka Afrikada bari, kaasoo looga arrinsanayo ku biiritaanka Soomaaliya ay ku biirayso urur goboleedka Afrikada Bari.

Sida ay wafdiga Somaaliya u sheege en BBC waxaa shirka fadhiya dhamaanba todoab ada waddan ee xubnaha ka ah ur urka iyo waf diga Soomaalida oo ah mid aad u bal laaran.

"Annagu waxaan dhannahay 45 qof oo ah sha qaale dawladda Soomaaliya u shaqeeya kuwaa soo ah kuwa ugu tacliin badan shaqaala heenna, si aan uga jawaabno wixii nalaga weydiiyo galista ururka”, ayuu yiri Cabdisalaan Hadliye oo ah erga yga Soomaaliya u qaabilsan ku biiritaanka urur goboleedka Afrikada Bari.

Cabdisalaan Hadliye wuxuu BBC u sheegay in afar tiir oo waaweyn ay leeyihiin xubnaha uur gob oleedkaas. "Kan ugu horreeya waa in la isku daro canshuuraha iyo kastamada, kan labaadna waa in suuqyada la isku furo oo qof kasta uu ka ga nacsan karo suuqyada dalalkaas, uuna ka iibin karo ganacsigiisa” ayuu yiri Hadliye.

Labada qodob ee kale ayu ku tilmaamay ku wo mustaqbalka fog ah oo la isku darayo lacaga ha iyo in la noqdo sida "midowga Yurub oo kale”.

Shirka madaxda dalalka Afrikada Bari ee soo socda ayaa la filayaa in Soomaaliya lagu ogolado xubinnimada Soomaaliya, ayadoo shirkan uu ya hay kii farsamo ee ugu dambee yey. Shirka mad axda ayaa la filayaa inuu dhaco bisha Nofembar.

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku soo dhig ay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta.

Ciidamada Xoogga Da lka iyo kuwa dib u xor eeyn ta ee Dorraad la wareegay deeganka Cows wayne aya a soo Bandhigay horjooga yaal ay ka mid yihiin Cabdi raxmaan Foodeey kulmiye

,Cabdullaahi Ibraahim Xas an , Aadan Ibraa him Abshir iyo Malleeshiyaad kale oo duurgal ahaa.

Horjoogayaasha iyo Malleeshiyaadka ay soo bandhigeen Ciidanka Xoogga iyo kuwa dib u xo reynta ayaa in muddo ah ka shaqeynayay dhiba ateynta shacabka Cowswayne.

Guddoomiye Xirsi: Anagu jabhad ma aamins anin, cidkasta oo u tagtaana nama matasho

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somali land ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in anay taageersanayn, isla markaana aanu wax xidhiidh ahi ka dhax aynin xisbigiisa iyo jabhada buurta Gacan-libaax.

Xirsi oo KFMedia waraysi ku siiyay M/London, ayaa ka jawaabay eedo ay dadka qaar kood usoo jeediy aan xisbigiisa, kadib markii ay soo baxday jabha da buurta Gacan libaax, iyadoo lagu eede eyo in xisbiga Waddani uu dablayda buurta saa ray. "Anagu jabhad ma aaminsanin, cidkasta oo tagtaa nama matasho, kama tirsanin, shaqo kuma lihin, iyaguna namay sheegan, markaa wax naga dhexeeyaa ma jiro" ayuu yidhi Gud doomiye Xirsi. Waxa uu sheegay in habdhaqanka xukuum ada Somaliland ay dadka ku kaliftay in ay ca dho odaan oo ay qoryo qaataan, isaga oo she egay in booliisku xabad la dhacay dad bannaan baxayaal ah oo siidhi afuufaya 11, August, 2022.

Lakiin waxa uu xusay in waxkasta oo ay xuk uumadu samayso, aanu xalku ahayn in qori la qa ato oo la dagaalamo, taasina anay dan u ahayn xi sbiga Waddani, iyo rajada uu ka qabo in uu qabto hoggaanka Somaliland.

Xisbiga Waddani ayaa tiraba dhowr jeer iska fogeeyay eedaha ah in uu masuul ka yahay ja bhada buurta dagan, waxayna sheegeen in ay ka qayb qaadanayaan dadaalkasta oo lagu qancin ayo jabhada buurta dagan.

Ciidamada ATMIS iyo kuwa XDS oo xoojiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliyaha ciidamada ATMIS Lt Gen Sam Okidi ng oo uu wehliyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Milatariga Gen Kindu Gezu Tegegn ayaa gelinkii dambe ee Talaadadii booqday Ciidam ada ATMIS ENDF ee fadhigoo du yahay Saldhiga Horudhac ee Degmada Ma xaas.

FC ayaa ugu hambalyey say ciidamada ENDF ee qey bta 4-aad sida ay u garab ista ag een cii damada XDS ee howlgalada ka socda Bartamaha Soomaaliya.

FC ayaa sidoo kale ku celisay heeganka ciida mada iyo u diyaargarow ga mar walba si loo diido xoriyada dhaqdhaqa aqa iyo dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab iyada oo la kordhinayo ilaalinta xoogga, feejignaanta iyo kor u qaadista ilaalada.

FC waxay ku nuuxnuuxsatay kuna dhiirigeli say ciidamada inay xoojiyaan taageerada iyo ilaal inta rayidka iyo sidoo kale ballaarinta baaxadda gargaarka bini’aadantinimo ee dadka deeg aanka.

ATMIS waxaa ka go’an in ay si dhow ula shaqe yso XDS oo ay bixiso taageerada lagama maarm aanka ah si loo xaqiijiyo xasilloo nida iyo nabadda loo ilaaliyo Soomaaliya barwa aqo iyo nabad ah sida ku cad Hawlgalkayaga iyo Waajibaadkeena.

SSC Khaatumo oo ka warbixisay dagaalkii Dorraad ka dhacay M/Laascaanood

SSC-Khaatumo ayaa guulo ka sheegatay dag aalo dhowr jiho ah oo Dorraad ciidamada Somal iland ku dhexmaray magaalada Laascaa nood iyo agagaarkeeda

. Hoggaamiye ku-xige enka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil, ayaa ciid amada Somaliland ku eedeeyay in ay ku hor eeyeen dagaalkii Dorraad, laakiin ay iska caab iiyeen oo ay khasaare gaadhsiiyeen.

"Ciidanka difaaca SSC-Khaatumo iyaga oo gu danaya waajibkooda dastuuriga ah, ee is difaaca ay xaqa u leeyihiin, waxay kala hort ageen iska ca abin xoogan, iyaga oo cadowga u dhigay cashar lama ilaawaan ah, sidaa darteed waxa ka dha shay khasaare la gaadhsiiyay cadowga" ayuu yi dhi Dr. Maxamed.

Waxa uu sheegay in ay dhamaystirteen dham aan waxyaabihii ay ku dagaal gali lahaa yeen, isa ga oo sheegay in ay ka go'antahay in ay ciidam ada Somaliland ka saaraan deegaa nada Sool, Sanaag iyo Cayn, waxaanu ciidan kiisa ku boori yay in ay dagaalka sii xoojiyaan."Waxaad u diyaar garowdaan in aad naf iyo maalba ku bixisaan, madaama oo uu dagaal kani dagaal ma siiri ah yahay, iyo mustaqba lkiina iyo karaamadiina ku

xidhantahay" ayuu yidhi Dr. Maxamed.

Hoggaamiyaha kooxda calooshood-u-shaqa ystayaasha ah ee Wagner oo Shil diyaarad eed ku dhintay

Diyaarad ka kacday M/Moscow una socotay St. Petersburg ayaa burbrurtay Arbacadii, waxaa na ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saar naa, sidaasi waxaa soo tebinaysay wakaaladda warar ka ee Associated Press oo soo xigatay saraakiil ka tirsan kuwa gurmadka ee dalka Ruu shka.

Hoggaamiyaha kooxda calooshood-u-shaqayst ayaasha ah ee Wagner Yevg eny Prig ozhin ayaa la sheegay inuu mag icii su ku jiray liiska rakaabka diyaaradda, hase yeeshee ma cadda in uu diya aradda saarnaa. Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaaradda uu lahaa Prigozhin oo aasaasay shirkadda amniga ah ee gaarka ah ee Wagner.

Wakaaladda wararka Ruushka ee Tass oo soo xiganaysay saraakiisha gurmadka ayaa she egtay in diyaaradda ay la socdeen saddex duuliye iyo toddoba rakaab ah. Mas’uuliyiinta ayaa shee gay inay baarayaan burburka diyaaradda oo ka dha cay gobolka Tver oo ilaa 100KMs dhinaca Wa qo oyi ka xiga Moscow.

Prigozhin, oo ciidankiisu ay ka garab daga ala maneen kuwa Ruushka dalka Ukraine ayaa sa meeyey kacdoon muddo gaaban socday bishii Ju un kaasi oo ka dhan ahaa hoggaanka milatar iga waddankaas. Aqalka looga arrimiyo Ruushka ee Kremlin ayaa sheegya inuu masaafuris u joogi doono Belarus, kadibna ciidankiisu ay hawlgal no qon doonaan, ama ay u raaci doonaan waddan kaas ama ay ku biiri doonaan milatariga Taliyaha RSF ,xaaskiisa, walaalkiis iyo xubno kale oo caan ah oo lagala laabtay Baasaboora dii Diblumaasiga

Wasaaradda arrimaha Dibedda ee dalka Sudan waxay bishan August 20-dii soo saartay go’aan la la fajacay, kadib, markii ay ku dhawaaqday in tiro siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciiddan ka RSF lagala laabtay naas aboo radii dibloomaasiga oo ay horey dastuuri ahaaan ugu safri jireen.

Wareegtada ka soo baxday wasaaradda Arrima ha Dibedda ee dalka Sudan waxaa lagu shaaciy ey in 24 qof lagala laabtay Baasaboo radii Diblo omaasiga, kuwaasi oo la shaaciyey magacyadoo da iyo Xilalka ay horey u hayeen.

Wasaaradda waxay ka codsatay dhamnaan Erg ooyinka Safaaradaha ee Dibedda ku sugan inay Hay’adaha Awoodda u leh kala hadlaan inaysan la macaamilin dadkaasi lagala laabtay Baasabo oradii Dibloomaasiga.

Dadka ugu caansan Liiska 24 qof ee la soo ba ndhigay waxaa ka mid ah: Taliyaha Ciidda nka Gurmadka Degdega ee RSF, Jeneral Ma xamed Xamdaan Daglo, xaaskiisa, Aamina Mu use Ciise, iyo Walaalkiisa C/raxiim Maxamed Daglo Muuse.

Xubnaha kale ee la sheegay in lagala laabtay Baasabooradii Dibloomaasiga waxaa ka mid ah: Ra’isul-wasaarihii hore ee Sudan, Cabdalla Xamd uuk,Danjirihii hore ee Sudan u joogay Maraykan ka, Nuradin Maxamed Xamad Saati . Liiska waxaa kaloo ku xusan Hoggaamiyay aal ka tirsan Xooggaga Dimuqraadiyada iyo Isbedel-doonka , oo kala ah: Khaalid Cumar, Maxamed Al-Falki iyo Maryam Al-Saadaq .

Si kastaba, Go’aanka Baasabooradii Diblo om aasiga lagala laabtay 24-ka qof ayaa ku soo bee gantay, iyadoo uu Milliteriga Dowladda Sud an iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF uu Dagaal Qa raar maalintii Afaraad ku dhex mar ayo meel ku dhow Xarunta Dhexe Ciiddanka Gaadiidka Gaa shaaman oo ku yaalla Koonfur ta Caasimadda dalkaasi ee Khartoum. AbuukarRuushka.

Hindiya Oo Noqotay Dalkii Afaraad Ee Dayaxa Ku Dul Dejiyay Dayaxgacmeed

Hindiya ayaa ku guulaysatay inay dayax-gac meed ku dejiso dayaxa, iyadoo noqotay wad dankii afraad ee sidaas sameeya.Mareyka nka, Shiina ha iyo Mi dowgii Soofiy eeti ee hore ay aa dhameystiray degita anka dusha dayaxa. Wajigii ugu dambeeyay ee hawlgalka waxa ka mid ahaa farsamada dayax ga cmeedka Chandrayaan-3 oo xawaarihiisa hoos u dhigay xilli uu boqol mitir oo kaliya u jir ay oogada dayaxa, ka dibna si tartiib ah u caga dhigtay.

Dhamaan hawlgalka si toos ah ayaa loo daa wanayey xilli ay jeexjeexyo iyo dhagaxaan ka dhi geen mid adag in dayaxgacmedku ku dego cidh ifka koonfureed ee dayaxa.

Tan ayaa imaaneysa maalmo uun kadib markii howlgalkii Ruushka ee kan la midka ahaa uu ku dhamaaday masiibo.

Chandrayaan-3 ayaa dhawaan diri doona gaari aan wade lahayn si uu u raadiyo barafka biyaha, kaas oo sahli kara in dayaxa dushiisa laga samee yo saldhigyo joogta ah. Hawlgalku wuxuu xoojin karaa heerka Hindiya oo ah awood weyn oo caalami ah oo hawada sare ah.

Goobta Chandrayaan-3 ayaa sidoo kale ku dhow cirifka koonfureed ee dayaxa marka loo ee go dayax gacmeedyada kale ee taariikhda ku dhii raday. Gobolka cirifka koonfureed waxa loo tixgal iyaa aag cilmi iyo istiraatijiyadeed oo muh iim u ah quruumaha hawada sare marin aya, maadaama saynis yahanadu aaminsan yihiin in gobolku hoy u yahay kaydka barafka.

R/Wasaaraha Hindiya Narendra Modi, oo had da ku sugan Koonfur Afrika oo uu ka qayb-galayo Shir-madaxeedka BRICS, ayaa si toos ah u daa waday soo degista, wuxuuna la wadaagay hada llo la sii daayay oo si toos ah loo daawanayay.

Falcelinta Madaxda Caalamka Ee Dhimash ada Suurtagalka Ah Ee Madaxii Wagner Prigozhin

Madaxa calooshood u shaqeystayaasha Ruu shka Yevgeny Prigozhin ayaa lagu daray liiska ra kaabka diyaarad khaas ah oo ku burb urtay waq ooyiga magaalada Moscow, halkaa soo ay ku dhi nteen dhammaan 10 qof oo saarnaa sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ruushka.

Tan iyo markii ay fallaagoobeen ciidamada Wagner bishii June, Prigozhin ayaa loo arkay ca qabadii ugu weyneyd ee soo wajahda madax weynaha Ruushka Vladimir Putin tan iyo markii uu xukunka qabtay.

Kanaalka, Grey Zone, ayaa ku tilmaamay Prig ozhin geesi iyo wadani oo ay sheegtay inuu ku dhintay gacmaha dad aan la aqoonsan oo ay ugu yeertay khaa’inul waddan Ruushka.

Taliyaha Wagner iyo Ninka wax ka aasaasay Dmitry Utkin ayaa sidoo kale ka mid ah dadkii la socday diyaaradii burburtay, isagoo ku jira liiska ay soo saartay wakaaladda gaadiidka cirka ee Ruushka. Grey Zone, kanaalka Telegram ee la ru meysan yahay inuu xiriir la leeyahay Wagner, ay aa sidoo kale sheegay in Utkin la dilay.

Wakaaladda Federaalka ee Gaadiidka Cir ka ee Ruushka ayaa magaca Yevgeny Prigozhin ku dartay liiska dadka lagu dhawa aqay inay la socd een diyaaradda burburtay. Magaca Prigozhin iyo lix ruux oo kale oo rakaab ah, iyo saddex sha qaalaha diyaarada ayaa la shaaciyay.

Qaar ka mid ah madaxda caalamka ayaa ka hadl ay shilkan ka soo cusboonaaday dalka Ruushka.

Maraykanka

Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in aanu la yaabin warka sheegaya in Prigozhin uu ku dhin tay shil diyaaradeed oo ka dhacay Ruushka.

"Xaqiiqda ma garanayo waxa dhacay, laakiin la ma yaabin,” Biden ayaa yiri, isagoo raaciyay, "Ma jiraan wax badan oo ka dhacaya Ruushka oo uus an Putin ka dambeyn. Laakiin ma garanayo si aan u ogaado jawaab ta. ”

Kaaliyaha madaxweynaha Ukraine Mykhaylo Podolyak ayaa ku soo qoray baraha bulshada "bu rburka diyaaraddu waxa uu ahaa calaamad ka ti mid Kremlin-ka cid kasta oo muujisa daacad dar ro.” "Khaarijinta Prigozhin iyo taliska Wagner laba bilood ka dib isku daygii afgambiga waa calaamad ka timid Putin oo ku socota madaxda Ruushka ka hor doorashooyinka 2024. ‘iska jir! Daacad-la’aantu waxay la mid tahay dhimash ada’, Podolyak ayaa baraha bulshada ku qoray.

UK

Isagoo ka jawaabaya wararka sheegaya in diyaarad uu leeyahay Yevgeny Prigozhin ay ku burburtay Ruushka, afhayeen u hadlay dowladda UK ayaa yiri "waxaan si dhow ula soconaa xaal adda”

Estonia

Ra’iisul wasaaraha Estonia Kaja Kalas, oo wa reysi siisay CNN, ayaa sheegtay in Putin "uu baa bi’in doono kuwa ka soo horjeeda, taasina waxay cabsi gelisaa qof kasta oo ku fekeraya inuu mu ujiyo fikrad ka duwan kiisa”.

Poland

Wasiirka arrimaha dibadda Poland Zbigniew Rau,oo la hadlay TVP Info, ayaa sheegay in kuwa u hanjabay awoodda Putin aysan si dabiici ah u dhiman.

"Dhib weyn ayaa naga qabi lahaa magaca abis ta qof kasta oo si macquul ah u malaynaya in tani ay tahay shil.

Waxay dhacdaa in mucaaradka siyaasadeed ee uu Vladimir Putin u arko inay khatar ku yihiin aw ooddiisa inaysan si dabiici ah u dhiman. "

Hay’adaha Amniga oo gacanta ku soo dhig ay Askari la sheegay in uu dilay Wade Moo to Bajaaj

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wade Mooto Bajaaj ah oo lagu dilay Dorraad M/Mu qdi sho Askari ka tirsan ciidanka Xoogga ayaa la sheegay Dorr aad xaaf a da Carafaad ee deg mada Yaaq shiid uu ku dilay nin dhallinyaro ahaa oo la sheeg ay in uu ku sha qee sanayay mooto bajaaj.

Goobjooge ayaa sheegay in askariga uu xabb ad ku dhuftay wiilka bajaajlaha ahaa, ka dib mar kii uu ka diiday in uu qaado Meydka marxuumka la dilay ay aa loo qaaday xarunta dambi baarista ee CID-da sii loo baari kiis kan, Hay’adaha Amni ga ayaa la sheegay inay soo qabteen Askariga dilay Mooto bajaajlaha Waxa ana lagu magacaa ba Xasan Kaafi Cali gacanta ciidanka Amniga ay uu ku jira sida laga soo xigtay Hay’adaha Amniga


DAL MUSLIM AH OO SOO BANDHIGAY DIYAAR AD DRONE CUSUB OO GAARI KARA ILAA DHULKA ISRAA’IIL!


Wasaaradda difaaca iyo saadka ciidamada qal abka sida ee Iran ayaa soo bandhi gtay diyaaradan Mohajer-10, Talaad adii Dorraad, taa soo qeyb ka ah ban dhig iyo xaflado la gu xusayo maalinta warshad aha difaac a Iran. Madaxweyne Ebrahim Rai si iyo taliyeyaasha sare ee cii damada iyo ilaalada kacaan ka Islaamiga ah ee IRGC ayaa ka qeyb galay munaas abadda.

Diyaaradan Drone-ka ah ayaa u muuqaal eg noo ca (MQ-9 Reaper) oo uu Maraykanku sameeyo. Wa xaa la sheegay in ay qaadi karto Bambaanooyin kala duwan iyo qalabka ka hortagga Raadaarka iyo in loo adeegsan karo dhanka sahanka ama sirdoonka.

Drone-kan ayaa waxa uu qaadi karaa gantaalo dhan 300kg, waxa uu ku duuli karaa xawaarihii ugu badnaa 210km saacadiiba, waxa uuna qaadi karaa 450 litir oo shidaal ah.

Warbaahinta ayaa sheegtay in diyaaradan ay si aan joogsi lahayn ugu socon karto joog

dhan 7,000 mitir (4,350ft) ilaa 2,000km (1,242 mil es), taasoo la macno ah in ay gaari karto Israel.

Warbaahinta Iran ayaa Talaadadii sidoo kale da abacday sawiro xayeysiinta diyaaradda Mohajer-10, sawiradaasi oo lagu muujinayo diyaaradan oo dul heehaabaya xarunta Nukliyeerka ee Dimona ee Israa’iil iyadoo lagu qoray "Diyaar u noqo in lagu burburiyo”, oo ku qoran farta Farsiga iyo Hebrewga.


MUXUU AHAA GURIGA MUCJISADA AH EE AAN KU GUBAN DABKII KA KACAY HAWAII


Gurigan dabku ma taaban

Sawirka guri saqaf cas leh oo uusan dabka taa ban iyadoo xaafadii ku hareeraysan ay noqdeen dambas iyo burburka dabkii Maui ayaa noqday mid faafay.

Dhismaha alwaaxa ah ee 100-sano jira wu xuu ku yaallaa magaal ada Lahaina, oo ah me esha ugu dalxiiska badan ee jasiiradda Maui, ee Hawaii.

Guriga ayaa ka badbaaday dabka halka ka kacay, ayadoo magaalada inteeda badan ay burbur tay.

Dadkii lahaa ayey mucjiso iyo la yaab ku noqotay waxa sababay in gurigani u dabka ka badbaado.

Hawlgallada baadigoobka iyo samata bixinta ay aa ka socda Maui, iyadoo 114 la xaqiijiyay inay dhin teen Talaadadii. Maamulka goobaha uu dabkani ku dhuftay ayaa sheegay in ilaa 850 qof wali la la’yahay , laakiin in ka badan 1,200 oo liiskaas ku jira ay aa la helay iyagoo bad qaba.

Dabkan ayaa loo arkaa masiibadii dabiiciga ah ayd ee ugu xumayd taariikhda gobolka Haw aii. Madax weynaha Mareykanka Joe Biden ay aa Isniintii gaaray Hawaii si uu indhihiisa ugu soo arko burburka.

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Gurigu "ma ahan mid aanu dabka karin"

Milkiilayaasha guriga saqafka cas leh ayaa u guuray Massachusetts markii ay maqleen warka ku saabsan dabka.

Millikin iyo xaaskiisa ayaa sheegay in aanay aqo on sida gurigoodu dabkan xooggan ee baa 'biyay dhamaan guriyaha kale uu uga badbaa day.

Laba sano ka hor lamaanahan waxay iibsad een gurigan jira qarniga, taas oo wakhtigaas ahayd xafi iska xisaabinta ee shirkad sonkorta ka dhaqaysata.

Sida laga soo xigtay Millikin iyo xaaskiisa, guriga ayaa ahaa mid burbursan markii ay iibsanayeen balse ay dib u dayactir ku samey een. Dayactirkaas ayaa laga yaabaa inuu ahaa waxa badbaadiyay gu riga, lammaan aha ayaa sidaas u sheegay warba ahinta maxalliga ah. Dhinaca kale, waxay ku beddeleen saqafkii hore guriga ee asalka ahaa biro culus, waxay ku hareeree yeen dhagxaan.

Balse dhamaan dadaaladaasi ma ahayn ku wa ka badbaadin karay dabkani xooggan ee burburiyay xitaa guriyo ka baaxad iyo dhismo xoogganaa guriga Millikin

"Waa guri alwaax ka sameysan 100%, mark aa ma aha gurri uusan dabku karin ," Dora Atw ater Milli kin ayaa sidaa u sheegtay Los Angeles Times.

Wuxuu intaas ku daray in masaafada u dhexeysa gurigiisa iyo kuwa deriska la ah ay caawin kartay in gurigiisa uusan saameyn ku yeelan dabka.

Lamaanuhu waxay sheegeen inay rajeynay aan inay ku soo laabtaan Lahaina marka ay badqabka la xaqiijiyo, isla markaana marka ay soo laabtaan, wax ay qorsheynayaan inay gurig ooda siiyaan dadka badan ee guryahoodii ku waayay dabkaasi.

"Dad badan ayaa dhintay," ayay tiri Mrs Atwater Millikin. "Dad badan ayaa wax walba waayay, waana inaan is daryeelno oo aan dib u dhisnaa. Dhamma anteen waa inaan gacan ka geysannaa dib u dhiska."


MAXAY TAHAY SAAMAYNTA UU MASKAXDA KU LEEYAHAY TELEFOONKA GACANTA


Getty images

Dad badan oo ka mid ah bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa waqti badan ku qaata telefoon ad ooda gacanta. Natiijo ahaan, qaarkood ayaa dareema in taasi ay saameyn xoog leh ku yeelatay maskaxdooda.

Waxa jira dad badan oo talefoonkooda damiya si ay uga fogaadaan saameyntaasi, laakin ka takhalu sidda teleefanku sidaas uma fududa sanadahaan danbe.

Dhinaca kale waxaa jira waxyaabo aasaasi ah oo marar badan aan looga maarmin adeeg siga taleefo onka, haddii ay noqoto xidhiidhka Qoyska, casumaa daha asxaabta, bixinta kirada guriga iyo xitaa u adee gsiga laydhka.

Qabatinka taleefannada casriga ah, oo mararka qaarkood loo yaqaanno "nomophobia" (cabsida laga qabo talefoon la'aantiisa), ayaa waxaa badanaa kee na dhibaatada isticmaalka xad dhaafka ah ee inte rnetka ama joogteynta adeegsiga internetka.

"Saamaynta taban ee taleefannada gacanta ee nolosheena” Hadba inta jeer ee aad ku bixiso daa wa shada shaashada, waxaa yaraadda wakhtiga aad qof aha an la wadaagto bulshada. Tani waxaa ay sii adkey naysaa in la xoojiyo xidh iidhka bulshada , kaas oo muhiim u ah caaf imaadka maskaxda iyo caafima adka bulshada guud ahaan.

Daraasad lagu sameeyay arint aan ayaa daaha ka rogtay in dad ka waaweyn ee Maray kanka ay ee gaan telefoonadoo da 344 jeer maalintii.

Taas oo uu macneheedu yahay in telefo onk ooda kor usoo qaataan afartii daqiiqaba mar, isla markaa na ay celcelis ahaan ay qaataan ilaa saddex saaca dood maalintii telefoonka.

Xaqiiqda ah in baraha bulshadu ay yihiin 'laf-dhab arka' ku dhegnaanta talefoonada ayaa sidoo kale shaki geliyeen cilmi-baarayaasha.

Cilmi-baadhistu waxay soo jeedinaysaa in rabit aanka in si joogto ah loo eego taleefanka ay same yn xun ku yeelato bulshada.

Tusaalaha ugu xun ee dhammaan arinta laga bix iyay ayaana lagu sheegay in ay tahay isticmaalka tel efanka ee xiliyadda aad baabuur wadid.

Isticmaalka talefankaaga casriga ah ama tablet-kaaga wakhtiga jiifka ayaa sidoo kale laga yaabaa inay farageliso hurdada qofka sida ay daraasaduhu tibaaxayaan.

Khubarada hurdada qaarkood ayaa ka digaya, nooca iftiinka ah oo ka soo baxaya sha ashadda taleefoonka in uu khalkhal gelin karo wareeggaaga hurdada, xitaa ka dib markaad damiso aaladaasi.

Daraasadd ay sameeyeen dhakhaatiirta dhimirka ee King's College London ayaa lagu shaaciyay in ku dhawaad rubuc ka mid ah dhali nyaradu ay taleefoo nada casriga ugu jiraan booska balwadda.

Daraasadu waxay ka digtay in balwadaha nooc an oo kale ah ay "cawaaqib xun" ku leey ihiin caaf ima adka maskaxda.

Cilmi-baadhistan oo lagu daabacay wargey ska BMC Psychiatry, ayaa lagu lafo-guray 41 cilmi-baa dhis oo ay ku lug lahaayeen 42,000 (Laba iyo Afar tan kun) oo dhallinyaro ah baadhi taan lagu same eyay. Dabeecadaha balwadda noocan oo kale ah wa xaa lala xidhiidhin karaa dhibaatooyin kale, ayay ti dhi cilmi-baadhistu, sida walbahaarka, niyad-jabka, hurdo la'aanta iyo hoos u dhaca dhinaca waxbara shada. "Taleefannada casriga ah, waa ay inala sii oolli doonaan, waxaana loo baahan yahay in la fahmo dhibaatada isticmaalka taleefoonnada casriga ah," ayay tiri mid ka mid ah qorayaasha warbixinta, Nicola Kalk, oo ka tirsan Machadka Cilmi-nafsiga iyo sayniska maskaxda ee King's College London.

Khubarada hurdada qaarkood ayaa ka digaya, nooca iftiinka shaashadda

Uma baahnid inaad si buuxda u jarto taleefa nkaaga si aad u wan aajiso caafimaadka mask axdaa da. Muhiima du waa in aad ka dig to onaato sida aad u isticmaasho teleefan kaaga iyo aaladaha kale iyo in aad mudnaanta siiso haw laha kale iyo is dhexgalka qof ahaaneed mar kasta oo ay suurtogal tahay.

Waxa ugu horreeya ee dadka waaweyn ama ca rruurtu ay samayn karaan waa inay ab uuraan wacyi gelin ku xeeran arintan. Dad ba dan ayaan ka warq abin inta jeer ee ay ku bixin ayaan adeegsiga shaa shadda, "Dr. Quinsey ayaa sidaas yidhi.

Inta badan taleefannada casriga ah waxay kuu ogolaanayaan ina aad la socoto celceliska saacada haaga shaashadda. U fiirso inta wakhtiga aad isticm aalayso. "Haddii aad dareento inay taasi dhibaato ku tahay naftaada ama carruurtaada, waxaa aad xad idi kartaa saacadahaasi," Dr. Quinsey ayaa sidaasi yidhi. Waxay qaadan doontaa sannado cilmi baaris ah si loo go'aamiyo sida saxda ah ee qabatinka tele efan ada ay u saameyneyso maskaxdeena, balse waxa ay gaadhsiiso aayo-ka-tashiga, milicsiga, xus


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip