
HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 23-KA AGOOSTO 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormee ray xarunta hawlgalinta ciidanka xoog ga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxam uud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasilo on oo ka caagan argagixisada ayaa kormeeray xarunta hawlgalinta ciidamada xoogga dalka oo u jiheeyay shaqado odii Qaran. Madaxw eya naha ayaa waxa a warbixin siiyey was iirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Cabdulqa adir Maxamed Jaamac iyo saraakiisha taliska xoogga dalka ee ku sugan Dhuusamareeb, wa xaana madaxwey nuhu ku bogaadiyey tallaabo oyinka ay ka qaadeen argagixisada oo ay furim aha dagaalka ku jabiyeen.
Hawlgalkan oo si xawli ah uga soconaya de egaanada kooban ee argagixisadu kaga har san tahay Galmudug ayaa waxaa qayb ka ah bulshada deegaanka, iyadoo qorshahu yahay cirib tirka argagixisada Galmudug ku harsan in lagu soo gabagabeeyo wajiga hore ee dagaal ka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS
oo kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Mu siibooyinka
Qaranka ee SODMA ayaa ugu ham balye eyay mudadii sanadka ahayd ee hay’addu jir tay, waxaana uu xusay in wax badan oo la tab an karo ay u qabteen shacabka Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Ha y’adda Maareynta Musiiboyin ka Qaran ka Soomaaliyed ee SoDMA Md; Maxam uud Macallin Cabdulle ayaa si weyn ugu mah ad celiyay booqashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, isagoo kaga warbixiyay guud ahaan xaaladaha bani’aadann imo ee dalka ka jirta si gaarna ah xaaladaha abaarta, fatahaadaha, khataraha guud ee is-beddelka cimilada iyo sida ay Hay’adda kaga qayb qaadatay ka jaw aabista iyo gurmadka deg-degga ah.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ay aa dhankiisa kaga mahad celiyay soo dhowe ynta iyo wax ka ogaashaha Hay’adda SoDMA, isagoo Dowladda iyo guud ahaan shacabka So omaaliyeed ugu baaqay in la garab istaago Hay’adda SoDMA.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ay aa ugu danbeeyn ballan qaaday in Golaha Sha cabka ay si dhow ula shaqeeyn doonaan hay’ ada Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay wasiir ada warfaafinta dowlad goboleedyada
Ra/Wasaaraha XFS Md. Xamse Cabdi Bar re ayaa hoygiisa ku qaabilay wasiirada warfaaf inta dowlad goboleedyada dalka iyo agaasi maha guud ee warfaafinta gobolka Banaadir.
Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Ax med Jaamac, wasiirka warfaafinta dowladda FS mudane Daa’uud Aways, wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul wasaaraha mudane Xersi Ga ani iyo agaasimaha guud ee wasaara dda war faafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale. Wasiirka warfaafin ta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS Md/ Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ugu horeyn R/Wasaraha warbixin ka siiyey hawlaha ay ka wadashaqeynayaan hay’adaha Warfaafinta he er Qaran iyo dowlad goboleed oo ay ugu dam beysay Istaraatiijiyadda isku xirka xiriirka War baahinta oo dhowaan mas’uuliyiinta ku saxii xeen magaalada Muqdi sho iyo muhiimada ay u leedahay mideynta Farriimaha dowladda. Wasiiradda warfaafi nta dowlad goboleedy ada iyo agaasimaha guud ee warfaafinta maamulka gobolka Ban aadir ayaa Ra’isulwasaa raha ugu mahad cel iyay kulankan iyaga oo u sheegay in wadash aqeyn wanaagsan iyo aragti mid ah ay Shalay leeyihiin hay’adaha Warfaafi nta heer Qaran ilaa heer gobol si kor loogu qaado farriimaha wacyigalinta, horumarka Warbaahinta iyo iska kaashiga dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha kha waarijta ah.
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku bogaadiyay wasiirada Warfaafinta dhameyst irka Istaraatiijiyadda Qaran ee Isku xirka xiriirka Warbaahinta taas oo kor u qaadaysa mideynta farriimaha dowladda, Wacyigalinta iyo gaarsi in ta bulshada farriimaha saxda ah.
Ra’isul wasaare Xamse ayaa kula darda ar may mas’uuliyiinta in ay xoogga saaraan daga alka lagu ciribtirayo Khawaarijta, kor u qaadista wacyigalinta bulshada iyo horumarinta Warbaa hinta dalka haddii ay ahaan lahayd Warbaahin ta dowliga ah iyo Warbaahinta gaarka loo lee yahay.
Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare oo u yeer ay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda
Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare ee Baarl amaanka JFS, oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa ugu yeeray xafiiskooda Aqalka Sare, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Md. Cabdiqafaar Cilmi Xaa nge, si ay wax uga waydiiyaan su’aalo dheer aad ah iyo turxaan bixin ay uga baahdeen Hind ise-sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS.
Kulanka oo uu shir Guddoominayay Gudd oomiye ku xig eenka Guddiga Maali yadda Aqalka Sare Senator Ibraahim Owgaab Cism aan, ayaa wasi irka uga mahad celiyay siduu u gu faahf aahiyay sharraxaadna dheera ad ahna uu uga bixiyay qodobbada sharciga Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS.
Guddoomiye Madaale oo tagay koobtii Shalay Qaraxu ka dhacay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna du qa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimca ale (Madaale) ayaa bo oqd ay isgooska IFKA XALANE gaar ahaan xa runta dhul bixinta Dowl adda Hoose ee Xamar oo ah goobtii uu ku qar xay qar axii ay fashiliyeen ciidanka Amniga qar anka iya ga oo toogtay wadihii gaariga qarxay oo isku dayay in uu si xoog ah uga gudbo bar-kontorol oo ay ciidamada Amniga ku hubiyaan gaadi idka. Kormeerkan uu Guddoomiye Madaale ku tagay goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa ku wehelinayay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Md. Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh), iyada oo uu duqa Magaalada Muqdisho war bixin la xariirta dhacdadaani ka dhageestay saraakiishii goobta ku sugneyd, isaga oo ku bogaadiyay sida foojig naanta leh oo ay ciidanka Amniga uga hortageen qaraxaasi.
R/W /ku xigeenka oo guddoomiyey kulanka agaasimeyaasha guud ee wasaaraaha & maareeyaasha hay’adaha dowladda
R/wasaare ku xigeenka XFS Md. Saalax Ax med Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka aga asimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo maa reyeyaasha hay’adaha dowladda oo looga had lay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaari jta ah.
Kulanka ayaa daba socda go’aankii Golaha Wasiirrada ee la xiriiray in hay’adaha dowladdu ay doorkooda ka qaata an dagaalka dalka loo ga ciribtirayo argagixis ada, waxaana Ra’iisul wasaare ku xigeenku fa ray agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo maareyeyaasha hay’adaha dowladda in ay ku abaabulaan shaqaalaha si af iyo addinba ay uga qeyb qaataan dagaalka lagu ciribtirayo ar gagixisada.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo ku dheeraa day marxaladihii kala duwanaa ee uu soo ma ray dagaalka lagula jiro cadowga, ayaa xusay in Shalay la joogo dhammaadkii Khawaarijta, waddada kaliya ee guushan lagu sii xaqiijin kar ana ay tahay midnimo iyo wadajir ummad eed.
Xogta Wadahadalo Ay Gaalkacyo Ku Yeela nayaan Xasan Sheekh Iyo Siciid Deni
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Deni oo ku maqan dalka Imaaraadka Carabta ayaa todobaadkan ka degeya magaalada Gaalkacayo, hal kaasi oo la filayo in uu kula kulmo madaxweyne Xasan Shiikh, isaga oo sidoo kalna ka fur aya koobka gobolla da iyo shirar kale.
Ilo kudhow labada dhinac ayaa xaqiijin aya jiritaanka kukan kan oo lagu wado inuu bilow u noqdo wadaha dal dhexmara labada madaxwe yne oo ujeed kiisu yahay sidii xal loogu heli lahaa mad ma dow soo kala dhexgalay dowlad da dhexe iyo maamulka Puntland.
Ma cadda in madaxweyne Deni ka qayb-geli doono shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo isna ka furmaya magaalada Dhuusamarreeb, 7baadka soo socda.
Si kastaba, DFS oo dagaal adag kula jirta kooxda Al-Shabaab ayaa dooneysa iney hoos u dhigto xiisadaha kala dhexeeya maamul go bolee dyada, iyadoo kulanka Xasan iyo Deni uu bilow u noqonayo sidii uu u soo noqon kahaa xiriirka labada dhinac oo xumaa bilihii lasoo dhaafay.Xigasho:-Jowhar.Com
Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in ciidamada cirka Soomaaliya oo wata diyaarado ay duqeynayaan goobaha Alshabaab
Wasaaradda gaashaandhigga dowladda So omaaliya ayaa xaqiijisay in howlgalka lagu xo reynayo degaanada Galmudug ay ka qeyb gal ayaan markii ugu horreysay, ciidamada cirka Soomaaliya oo ay adeegsanaya diyaar ado dagaal.
Afhayeenka wasaa ra dda gaashaa ndhi gga Soomaaliya, Gen, Cabd ullaahi Cali Caanood ay aa sheegay in ay ciida mada Soomaaliye ed ay duqeynayaan xarumaha Alshabaab ay kaga sugan yihiin degaanada howlgalladu ka socda an.
"Waxaan yeelanay ciidan cir iyo dhul oo xoog leh. Waxaa socda diyaaradihii ciidanka ci rka Soomaaliya, oo dhallinyaro Soomaaliyeed ay waddo, oo sahminaya oo duqeynaysa. Wa xaa jira ciidankii dhulka oo gaadiid badan wa ta,” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda gaasha an dhigga.
Gen. Caanood wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in Alshabaaab dalka laga xoreeyo, oo aan lagu dhaafin meelo yaryar oo ay ku dhuumaaleysanayaan.
Afhayeenka wuxuu sheegay in ay Dowladdu cafis u fidisay cid kaste oo kasoo goosata Alsh abaab. Wuxuu sheegay labo maalmood ka hor iny dhallinyaro Shabaab ah iskusoo dhiibeen ciidamada Dowladda ee ku sugan Galcad.
Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Soomaa liya ayaa wadda gulufkii ugu xoogganaa, iya doo ciidamada xoogga dalka iyo kuwa macaw isleyda ay kusii siqayaan inay gacanta ku dhig aan guud ahaan gobolka Galgaduud, oo hadda Alshabaab ay kaga sugan yihiin meelo kooban.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday askari dhawaan Muqdisho ku dilay Injineer Kenyaati ah
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun ku riday askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka oo lagu helay inu u dilay nin Injineer ah oo u dhashay dalka Kenya.
Askarigaan ayaa la sheegay inuu dhawaan ku dilay ninka Injineerka ahaa goob uu dhisme ka waday oo ku taala agagaarka garoonka diya aradaha Aadan Cadde ee magaa lada Muqdisho.
Askariga xukunka dilka ah Maxkamaddu ay ku riday ayaa lagu magacaabaa Xasan Ca bd iraxmaan Indhayare, waxaana Maxkamadda horteeda la keenay cadeymo la xariira inuu ka dambeeyay dilka ninka Kenyaatiga ah oo lagu magacaabi jiray Fredrick Odhiambo Owino.
Dilka ninka Kenyaati ah ayaa dhacay 20-kii bishii lasoo dhaafay ee Julaay, islamarkaana baaritaan dheer kadib 14-kii bishaan xafiiska xe er ilaalinta Maxkamada ciidmada qalabka ay ho rkeentay maxkamdda darajada kowaad ee cii damda kiiskan, si jawaab loogu helo wixii dhac ay bishii lasoo dhaafay 20,keedii.
Gabagabadii guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ay aa ku xukumay ninka gacan ku dhiiglaha ah sh an sano oo xabsi ciidan ah iyo bixinta lacag magdhaw ah oo la siiyo ehelka injineerka u dha shay dalka Kenya ee uu dilay.
Xukuumadda Soomaaliya oo fariin muhiim ah u dirtay dadka ku nool deegaanada Al-shabaab
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arri maha Dastuurka XFS Xasan Macalin Maxamu ud ayaa ugu baaqay dadka shacabka ah ee ku nool deegaanada ay ku sugan yihiin kooxda Al-shabaab ineysan ka barak icin guryahooda.
Wasiir Xasan Macalin ayaa sidoo kale sheegay in dowlada ay wa do qorshe fursadaha dow liga ah lagu gaarsiinayo deegaanada laga saaray Al-shab aab iyo kuwa haatan laga xureyn rabo oo ay ku wajahan yihiin ciidanka dowladda.
"Waxa idiin soo socda waa dowladiina oo daryeelkiina ayay idiin wataa, anaga ayaa soo socona oo idiin imaaneyno, waxaa rabnaa in guryihiina aad joogtaan oo aan la cararin cada wga mudada idin heystay, Nimankaas way u dhamaatay ee ka hara, horumar, Waxbarasho iyo fursado kala duwan ayaa idiin soo socda" ayuu yiri ” Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Xasan Macalin Maxa muud.
Wasiirka ayaa sidoo kale ku boggaadiyay cii danka xoogga dalka howlgalada ay dalka kaga xureynayaan kooxda Al-shabaab, isago ona ka dalbaday ciidamada iney sii kordhiyaan howlg alada ay ka wadaan deegaanada Galmudug iyo guud ahaan gobolada dalka.
Hadalka Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda Federaalka ayaa kusoo beegmaya, iyadoo ay socdaan dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyay ee ciidanka xoogga dalka ku doonayaan in Shabaab ay kaga saaraan degm ooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo gabagabo u noqon doo no soo afjarida wajiga koowaad ee howlga lada ka dhanka ah Al-shabaab, sida uu horay u sha aciyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud.
Booliiska oo ka warbixiyay weerar ismiidaa min ah oo lala eegtay xarunta nadaafadda gobolka Baanadir
Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Saddiiq Aadan Cali Doodishe ayaa sheegay hal qof oo katirsanaa shaqaalaha Dowladda ho ose ee Xamar in uu ku geeriyooday weerar ismiidaamin ah oo Shalay ka dhacay maga alada Muqdisho
Afhayeenka ciidanka booliiska waxa uu shee gay weerarka ismiidaaminta inuu ka dhacay xa runtii ay ku shaqaynaysay shirkadda nadaafadda gobolka Banaadir ee Ifo oo kutaal Wardhiigley. Afhayeenka Booliisku wuxuu shee gay, labo askari oo katirsan ciidanka booliiska inay ku dhaawacmeen weerarkan oo uu sheeg ay in loosoo adeegsaday gaari land Cruiser ah.
Sadiiq Doodishe wuxuu sheegay gaariga ismiidaaminta loo adeegsaday in lagusoo xiray waxyaabaha ka ilaaliya inay xabbaddu karto, taasoo u suurto galisay inuu xog kusoo dhaafo baro kantarool oo ay ciidamadu joogeen.
"Khawaarijtu Baabuurta way soo maduuf gare eyaan. Waxayna isku dayaan in xabbadda ciid amada geesiyaasha ah aysan gaarin qofka naf tii halligaha ah. Khawaaristu waxay ujeeddad oodu tahay inay dadka maqliyaan qarax oo saxaafadda la galiyo, si ay u muujiyaan weli inay shaqeynayaan,” ayuu yiri Afhayeen Doo dishe.
Wuxuu sheegay Alshabaab inay ku jiraan isku daygii ugu dambeeyay oo ay ku doonaya an qaraxyo inay uga geystaan magaalada Muq disho, isagoo sheegay in gabi ahaanba kanta roolada uusan ka gudbi karin gaari aan la baarin
Wasiir Beena Beene Oo Gudoomiyay Shir Looga Hadlayay Ku Biirista Sooma aliya Ee EAC
Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Maxamu ud C/raxmaan Beena Beene ayaa Shalay mag aalada Nairobi ka furay shir soconaya 10 cisho oo diirada lagu saarayo qorshaha dhameyatir ka ku biirista Soomaa liya ee dallada bulshada bariga Africa ee EAC.
Sida wararku tilma amay aan, natiijada ka soo baxda shirkan wa xaa loo gudbin doonaa madaxda dalalka bariga Africa si ay usoo saar aan go’aanka ugu danbeeya ee aqbalaadda codsiga.
Wasiir Beene Beene oo gacanta ku haya qorshaha qaranka ayaa la rajeynayaa inuu jee xo qorshaha ay dadka Soomaaliy eed faa’iido dhaqaale iyo hormaro kale uga sameyn doona an isdhexgalka bariga Africa tobanka sano ee soo socta.
Wasiir Beena beene ayaa madasha ka she egay in shir madaxeedka 21-aad ee caadiga ah ee madaxda EAC lagu soo saari doono go’ aanka kama danbeysta ah ee Soomaaliya.
"Waxaa Sharaf ii ah in aan hogaamiyo Waf diga Dowladda Soomaaliya uga qayb-galaya shirka wada-xaajoodka ee u dhax eeya wad amada ku midoobay Dalladda Bariga Afrika (EAC) iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya ee ku saabsan oggolaanshaha Soomaaliya ee ku biirista EAC ee lagu go’aamiyay shir mad axeedka 21-aad ee caadiga ahaa ee madaxda EAC” ayuu yiri wasiirka.
Golaha Shacabka oo u yeeray wasiir samee yay arrin buuq dhalisay
Golaha Shacabka Baarlamaanka Fed eraalka Soomaaliya ayaa u yeeray Was iirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknool ajiyadda ee XFS, si su’aalo looga weydiiyo go’aan uu dhawaan ku dhawaaqay.
Wasiirka oo dhawa an guddoom iyay shirka qab soom ay xarunta wasaar adda ayaa sheegay in la xirayo qaar kamid ah baraha bulshada po dadka Soomaaliyeed ay aad u isticma alaan.
Barahan ayaa kala ah TikTok, Telegram iyo aaladda qamaarka lagu dheelo ee 1XBET, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaarad da isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya.
Guddiga Warfaafinta ee Golaha Shacabka ay aa warqad wargelin ah u diray si uu usoo xa adiro kulanka guddiga ee qabsoomaya 27-kaa bishaan, si su’aalo looga weydiiyo arrimo ku saabsan howlaha wasaaradda.
"Guddiga oo gudanaya waajibaadkiisa Da stuuriga ah ee ku xusan qodobka 69-aad Faq radda 2-aad xarafka (C) iyo qodobka 53-aad faqradda 1-aad ee xeer hoosaadka Golaha Shacabka, waxaa si xushmad leh lagugu war gelinayaa in aad hor imaado kulanka guddiga oo qabsoomaya Agoosto 27, 2023,” ayaa lagu yiri warqadda guddiga u diray wasiirka.
Arrintaan ayaa sidoo kale waxaa wax ka og guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aad an Madoobe, sida ku cad warqadda wargelinta ah ee loo diray wasiirka wasaaradda isgaars iinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya.
U yeerista wasiirka ayaa salka ku haysa bu uqa durba ka dhashay go’aanka uu ku dhawa aqay, kaasi oo diidmo kala horyimaadeen qaar kamid ah dhalinta sida joogtada ah ugu xiran barahaasi.
Inta badan go’aannada masiiriga ee nooc aan ah ayaa mara Golayaasha sharci dejinta ee dalalka ay ka jirto warbaahinta xorta ah, ku waasoo ka yeesha dooddo adag iyo go’aan gaaris guud.
Ciidamada oo la wareegay gacan ku haynta deegaanka Cowsweyne
Wararka laga helayo Bariga Gobolka Galga duud ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogaga deegaanka ay la wareegeen gac an ku haynta deegaanka Cowsweyne ee gob olkaasi. Wararka ayaa sheegaya in maleeshi yada Al Shabaab ay banneeyeen deegaank aasi, ka dib markii ciidamadu ay ku soo dhawaadeen de egaanka.
Cowsweyne oo hoostagga Degmada Galha reeri ayaa muhiim u ahaa maleeshiy adaasi, oo yoolkoodu ahaa in ay ka difaa caan Magaal ooyinka Ceelbuur iyo Galh areeri.
Shabaabka ayaa difaac weyn ku lahaa dee gaankaasi, waana deegaan qiimo u lahaa jog itaankooda Galhareeri iyo Ceel buur.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Shaba abka isaga baxay Cowsweyne ay gaareen deegaan ka Bargaan, oo hoostagga Degm ada Galh areeri. Ciidamada oo si taxadar badan uu ka muuqdo ku gaaray deegaankaasi ayaa hadda ka wada hawlgal ay amniga ku xaqiij inayaan.
Ciidamadan oo ka soo ruqaansaday Deg mada Galcad ayaa muddo toddobaad ah ku saf rayay waddada Galcad iyo Cowsweyne, iyag oona muddadaasi hawlgal sifeyn ah ka waday deegaanada iyo tuulooyinka u dhax eeya labadaasi goobood.
Shabaabka ayaa Cowsweyne ka arriminay ay muddo shan iyo toban sano ah, waana mar kii ugu horreysay oo ciidamadu ay gaa raan.
Mashruuc koronto looga dhalinayo qashin ka caasimadda oo Muqdisho lagu saxiixay
Dowladda hoose ee magaalada Muqdisho ayaa heshiis la gaartay shirkadda Ifi iyo shirkad kale oo laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo ku aadan bilaabidda mashruuc koronto loo ga dhalinayo qashinka caasimadda, si loo helo xoog koronto tayo leh, islamarkaana qashinka looga nadiifiyo caasimadda.
Wasiir ku xigeenka wasarada tamara iyo kheyradka biyaha dowladda FS mudane Ibra him Maxamed Cali, mas’uuliyiinta shir kadaha heshiiskan qaybta ka ah,rugta ganacsiga Soo maaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay heshiiska.
Guddoomiyaha gobo lka Banaadir Yuusuf Xu seen Jimcaale oo ka ha dlay ma dasha ayaa xu say in heshiiskan uu waxtar wayn u leeyahay caasimadda oo sanadihii dambe samaynaysay horumar wayn oo dhinacyada ganacsiga iyo bulshada ah.
Md/Ibrahim Maxamed Cali wasiir ku xig eenka wasarada tamara iyo kheyradka biyaha dowladda FS ayaa isna xusay in helitaanka ad eeg koronto oo tayo leh uu caasimadda u fud udeyn doono inay ku tallaabsato horumarka warshadaha oo baahi wayn ay xilligan Soo maaliya u qabto.
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo lagu soo dhoweeyey degaanka Nuur Dugle
Madaxweynaha Hirshabeelle Md. Cali Gu udlaawe Xuseen iyo Wafdi hogaaminayo oo Shalay gaaray deegaanka Nuur-dugle ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas.
Madaxweynaha oo wafdigiisa uu ka koobnaa Wasiirro, Xildhibaano Gudoomiyaha Maxka madda Sare, Gudoomiyaha Gobolka Shabeel laha Dhexe iyo Masuuliyiin kale ayaa u kuurga layay xaaladaha deegaanka sida amniga iyo ba ahiya ay qabaan bulshada.
Madaxweynaha ayaa Deegaanka Nuur-dugle ku qabtay Shirka Xasilinta iyo Nabadeynta isa goo dhanka kale kulan fool ka fool ah la qaa tay waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bul shadaoo uu ka dhageystay baahiyahooda ku qotoma adeegyada assasiga ah ee bulshada.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay bulshada Nuur-dugle sida geesinimada leh ay isaga dul qaadeen al-shabaab ugana shaqeeyeen amn iga iyo xasil oonida.
Madaxweyne Cali Guudla awe Xuseen ayaa sidoo kale booqday deegaannnada Geedi Xeer, Qaahiro, Xasan Geeddi iyo Maxaa saciid, waxa uuna deegaanka Xasan Geeddi kulan kula qaateen Nabadoonada iyo waxgaradka deegaanka.
Somaliland oo dagaaladii Shalay Laasc aanood ka dhacay ku eedaysay Puntland iyo argagixiso
Somaliland ayaa sheegtay in ciidamadeeda ku sugan magaalada Laascaanood, ay soo weer areen ciidamada Puntl and, argagixiso iyo malees hiyaad.
Warsaxaafadeed kasoo baxday Wa saarada Gaa sha andhiga Somali land, ayaa lagu sheegay in Somal iland ay waddaamada gobolka, Bariga Afrika iyo beesha caalamkaba ay ogaysiinyso in wee rar lagu soo qaaday ciidankeeda ku sugan aa ga Maraaga iyo Xargaga ee duleedka Laas caanood.
"Habeen hore iyo Shalay ciidamadayadu waxay wajaheen dagaalo ay kusoo qaadeen ciidamada Puntland, kuwaasi oo kaashanaya ciidamada maleeshiyaadka ka howlgala Laascaanood, iyo kooxo argagixiso ah oo caan ah" ayaa lagu yidhi warsaxaafadeeda.
Somaliland daan daansi ayay ku sheegtay weerarka, iyada oo sheegtay in ciidankeedu ay si guule iskaga difaaceen, isla markaana ay ka go'antahay in ay difaacaan dhulka Somaliland, waxa kale oo ay sheegtay in ciidamadaas ay rabaan in ay burburiyaan nabada, iyaga oo ka shaqaynaya danta Puntland.
Muuqbaahiyaha ku hadla afka xukuumada, ayaa sheegay in ciidamada ay sheegeen in ay weerarka soo qaadeen laga gubay 5 gaadhi, isla markaana laga qabsaday dhul cusub, sidookale waxa uu soo bandhigay ciidamo uu sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada ka soo horjeeda.
Madaxda Ciidamada SSC ayaa dhawaan ku dhawaaqay in ay qaadi doonaan weeraro isda ba joog ah, oo Somaliland lagaga fogaynayo Laascaanood, ilaa iyo hada ma jiraan ilo madaxbanaan oo laga ogaan karo cida dagaa lka qaaday, iyo khasaaraha midna.
SAFICT oo War kasoo saartay Go’aanka DFS ku xireyso aaladaha TikTok iyo Telegram
SAFICT waxa ay ogsoon tahay go’aankii dhawaan ay soo saartay Wasaaradda Isgaar siinta iyo Teknoolojiyada ee looga mamnuuc ayo gudaha Soomaaliya aaladaha dhijitaalka ee gaarka loo leeyahay, sida TikTok, Telegram, iyo 1XBET, Maadaama aan nahay urur si ha gar la’aan ah ugu heellan horumarka saaxadda ICT-da dalka, waxaanu soo gudbineynaa mo wqifkeena ku aaddan arrintaan kasoo baxday Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.
Waxaan si buuxda u taageersanahay mamn uucida 1XBET, anagoo ogsoon saamay nta xun ee la xiriirta khamaarka iyo waxyeelada kaga imaan karta bulshada iyo dhaqaalaha dalka. Marka laga hadlayo TikTok, in kastoo aan la socono inay jiraan waxyaabo xunxun oo lagu soobandhigo halkaas oo kafog anshaxa iyo sub anaanta diinta iyo dhaqanaka Soomaa liyeed, waxaa lama huraan ah in si guud loo eego mar kale.
TikTok, marka si wanaagsan oo xigmadey san loo isticmaalo, wuxuu awood siin karaa bul shada, ganacsiyada waxayna kaheli karaan faa’iidooyin la taaban karo, waxey u adeegsan karaan qaab suuqgeyn ah si ay sifudud ugu gaaraan isticmaalayaasha.
Aaladda Tiktok waxey noqon kartaa mid wax laga barto, laguna soo muujiyo hal-abuu rka ganacsiyada iyo dhalinyarada. Dhanka Tel egram-ka, adeegsiga Telegram ee gudaha Soo maaliya waxa uu keenay caqabado iyo fursado iswata. Waxaa nasiib darro noqotay in Teleg ram uu noqday goob ay macluumaadka iyo xog aha kooxaha xagjirka ah ay kusoo gudbiyaan iyo sidoo kale bar lagu faafiyo waxyaabaha an shaxa xun, waxaan ogsoonahay iney keentay walaac dhanka amniga ah iyo anshaxa bulsh ada.
Dhanka kale, Telegram-ku waxa uu awood u leeyahay iney ka faa’ideystaan isticmaalayaa sha oo ay ku kala gudbistaan farimo ammaan ah, sidoo kale wuxuu awood u leeyahay kobcin ta ra’yi dhiibashada xorta ah. Marka la eego ca qabadaha ku xeeran aaladahaan, waxaan aam insanahay in hab guud oo maangal ah loo waj aho aaladaha dhijitaalka ah.
Inta aan si gaar gaar ah loo mamnuucin, wa xaa muhiim ah in xoogga lasaaro fahamka bul shada ee dhijitaalka, dejinta tilmaamo iyo shu ruuc cad, iyo kobcinta dareenka mas’uuliya deed ee dhijitaalka ee isticmaalayaasha. Tani waxay gacan ka geysan doontaa kordhinta faa ’iidooyinka aaladaha noocan oo kale ah iyadoo la yareynayo waxyeelada bulshada kaga imaan karta.
SAFICT waxaa ka go’an in ay door firfircoon ka qaadato doodahaas, iyada oo dhiirageliney so jawi looga faa’iidaysan karo aaladaha wax tarka uleh bulsahda Soomaaliyeed, dhammaan iyada oo la hubinayo in la ixtiraamo oo la ilaaliyo qiyamka, dhaqanka iyo xeerarka dalka u yaalo
Masar oo diiday inay muwaadiniinta qaar ka mamnuucdo inay fiisaha ku soo galaan
Wararka sheegaya in muwaadiniin dalal ka la duwan ka soo jeeda laga mamnuucay in ay helaan dal ku galka Masar marka ay gaaraan Masar, ayaa waxaa ka dhashay caro, arrintaas oo golaha wasiirrada Masar ay xaqiijiyeen.
Xarunta Warbaahinta ee Golaha Wasiirada ay aa beenisay wararkaas, wa xayna intaa ku dartay in xar untu ay la xiriirtay Wasaarad da Dalxiiska iyo qadiimiga ah si ay u xaqiijiso arrintan mid been abuur ah.
Ma jiro hab cusub oo lagu galo Masar oo looga hortagayo muwaadiniinta dalal kala du wan inay helaan fiisaha marka ay yimaadaan, ayay xaruntu sheegtay.
Sidoo kale laguma qasbin inay fiisaha hore ka helaan safaaradda Masar ee xidhiidhka la leh dalalkooda ama ka codsanaya fiisaha dalxii ska si elektaroonig ah iyada oo loo sii marayo marinka dawladda Masar.
Wasaaradda dalxiiska iyo agabka qadiimiga ah ayaa ku nuuxnuuxsatay in dhammaan nid aamyada hadda ka socda garoomada diya aradaha iyo dekedaha Masar ay dhaqan galay aan iyadoo aan wax isbedel ah la samayn.
Wasiirka Dalxiiska iyo waxyaabaha qadiimiga ah ee Masar, Axmed Ciise, ayaa goor sii horey say shaaca ka qaaday in dowladdu ay siisay tas-hiilaad ku saabsan fiisaha gelitaanka Masar.
Xarumahan waxaa ka mid ah in la bixiyo fiisaha booqashooyinka badan ee Masar mu ddo shan sano ah oo loogu talagalay US$ 700 muwaadiniinta 180 waddan, kuwaas oo sidoo kale loo oggolaaday bishii Abriil inay helaan fii saha elektaroonigga ah si ay u galaan Masar, ayuu yidhi.
Issa waxa uu intaa ku daray in dalxiisaya asha Shiinuhu ay heli karaan fiisaha gelitaanka degdega ah marka ay ka soo degaan garoom ada Masar, koox ahaan ama shakhsi ahaan
Donald Trump oo qorsheynayo inuu is geeyo maxkamad
Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheyn ayo inuu Khamiista is geeyo maxkamad ku taa lla gobolka Georgia si uu u wajaho eedeymo ku saabsan faragelinta doorashada.
Xaakim ku sugan gobolka Atlanta oo gacan ta ku haya kiiska madaxweynihii hore ayaa soo jeediyay in damaanad dhan $200,000 (£157, 000) uu Trump bannaanka ku joogo.
Heshiiskan ayaa ka dhigan in Mr Trump uu xor sii ahaan karo muddo dheer isagoo sugaya ma xkamadeyn maaddaama uusan isku dayey nin inuu cabsi geliyo marqaa tiyaasha.
Mr Trump ayaa beeniyay 13 kiis oo loo hey sto, waxaana ka mid ah warar been abuur ah
ECOWAS oo ku gacan seyrtay arrin ay soo jeediyeen Milateriga qabsaday
Urur goboleedka Galbeedka Afrika ee EC OWAS, ayaa diiday soo jeedin ka timid taliska milatariga Niger oo ahayd in doorasho lagu qa bto saddex sano gudahood, taasoo kordhinaysa xiisadda siyaa sadeed ee dhalin karta fara gelin milatari haddii aan he shiis la gaarin ka dib afga mbigii July.
ECOWAS iyo quwadaha kale ee caalamiga ah waxay raadinayeen xal diblumaasiyadeed iyo markii milaterigu la wareegeen xukunka Niger.
Laakiin ka dib isku dayo dhowr ah oo wadah adal ah ayaa fashilmay, kooxda – oo mowqif ad ag ka qaadatay Niger marka loo eego deris keeda ay hogaaminayaan militariga – waxay hawl galiyeen ciidamo goboleed ay madaxda militarigu sheegeen inay diyaar u yihiin in la geeyo haddii wadahadaladu fashilmaan.
Waxay laba jibaartay hanjabaadeeda Jimc ihii, hal maalin ka hor inta aan xukunka milata rigu aakhirkii ku heshiin inay la kulmaan wafdi ECOWAS ka socday caasimadda Niamey, kaa soo soo jeedinaya rabitaan cusub oo iskaashi ah.
Qudbad telefishan laga sii daayay oo uu qaranka u jeediyay fiidnimadii Sabtida, hogaam iyaha milateriga Niger General Abdouraham ane Tiani ayaa sheegay in hogaamiyayaasha afgambiga ay wali u furan tahay wada hadal.
Laakin waxa uu sidoo kale sheegay in ciidam ada milatariga ay ka tashan doonaan dib ugu noqoshada dimoqraadiyada muddo seddex sano gudahood ah.
Guddoomiyaha ECOWAS Abdel-Fatau Mu sah ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters Isniintii in mawqifka ururka uu yahay mid cad.
Natiijada "wadahadallada aan rasmiga ahayn ee socda” ayaa go’aamin doona in EC OWAS ay u diri doonto ciidamo dalka Niger si loo soo celiyo dowladii la afgembiyey.
ECOWAS ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay Mali sanadkii hore ka dib markii maam ulada ku meel gaarka ah ay ku guuldaraysteen in ay abaabulaan doorashooyin ay balan qaad een,.
Dalka Niger ayaa waxaa tan iyo markii afg ambiga ka dhacay dalkaasi lagu soo rogay cu naqabateyn caalami ah oo ay ku jirto ururka EC OWAS oo cadaadis dhaqaale saarayay mid ka mid ah dalalka ugu saboolsan caalamka.
Shirka BRICS oo Shalay ka furmaya Koonfur Afrika.
Dalalka xubnaha ka ah ururka BRICS ee Brazil, Ruushka, Shiinaha, Hindiya iyo Koonfur Afrika ayaa Shalay shir isugu imaanaya magaa lada Johan nesburg, iya doo ay isa soo tareyso wadamada doonaya inay ku biiraan ururkaasi.
In kabadan labaatan dal oo ay ku jiraan Iran iyo Argentina ayaa cods aday inay ku biiraan ururka.Shirka ayaa sidoo kale diiradda lagu saari doonaa iskaashiga dha qaale, ganacsiga, iyo doorka Qaramada Mido obay.
Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Ser gei Lavrov ayaa ka qeyb gali doona shirk aas, kaas oo buuxin doona booska madaxweyne Putin oo wajahaya eedeymo la xirriira dembiyo dagaal.
WAA KUWEE DALALKA ILAA IYO HAA TAN MAMNUUCAY TIKTOK?
TikTok
Soomaaliya ayaa mamnuucday TikTok, app-ka farriimaha lagu wad aago ee Telegram iyo barta online-ka ee 1XBet ee qamaarka lagu dheelo, si loo xaddido wararka been abu urka ah, sida uu sheegay wasiirka isga arsiinta iyo teknolojiyadda Soomaaliya.
"Wasiirka isgaarsiinta wuxuu amrayaa shirk adaha internet-ka inay joojiyaan aalada han, oo argagixisada iyo kooxaha kale ay u adeegsadaan faafinta sawirrada naxdinta leh iyo been abuurka oo ay u gudbiyaan bulshada," ayaa lagu yiri war saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda.
Xubno ka tirsan al-Shabaab ayaa la sheegay inay dhaqdhaqaaqooda kusoo wadaagaan baraha TikTok iyo Telegram.
Go'aanka dowladda Soomaaliya ayaa imaanaya maalmo kaddib markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in howlgalka mila tari ee ka dhanka ah al-Shabaab looga gol leeyahay cirribtirka kooxdan shanta bilood ee soo socota.
TikTok, Telegram iyo 1XBet kama aysan jawaabin tallaabadan dow ladda Soomaaliya.
Amarkan ayaa shikadaha ay heystaan inay fuliyaan ilaa 24-ka bishan.
TikTok
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Dalalka kale ee mamnuucay
Marka laga soo tago Soomaaliya, waxaa jira dowlado kale oo iyaguna mamnuucay aaladdan iyagoo walaac ka qaba amniga xogta.
TikTok, oo ay maamu sho shirkadda teknoloji yad da Shiinaha laga leeyahay ee Bytedan ce, ayaa ku taagan hadalkeeda ah inaysan xogta la wadaagin dowladda Shiinaha.
Mareykanka
Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay arrintaas waxaana ka socday olole gebi ahaanba lagu mamnuucayo aaladdan.
Xubnaha Guddiga Sirdoonka ee Senate-ka Mareykanka ayaa sanadkii la soo dhaafay dalbaday in baaritaan lagu sameeyo waxa ka jira in Tiktok loo adeegsado qaab barnaamij wax lagu basaaso.
Xubnaha ayaa waydiistay Waaxda Maaliyadda (FTC) in ay baarto in TikTok uu marin-habaabisay sharci-dejiyeyaasha, marka laga hadlayo arrinta ku saabsan awoodda ay shaqaalaha ByteDance u leeyihiin inay helaan oo gudaha u galaan xogta isticmaalayaasha Mareykanka.
ByteDance waa shirkadda isla leh Tiktok, waxaana laga leeyahay dalka Shiinaha.
Senetarrada ayaa warqadda uga codsaday Guddoomiyaha FTC, Lina Khan in baaritaan dheeri ah lagu sameeyo haddii TikTok laga yaabo inuu ka been sheegay markhaati-furkiisa Congress-ka ee ku saabsanaa sida uu u maamulo xogta isticmaaleyaasha.
Afghanistan
Ururka Taliban ee dalka Afghanistan ka taliya ayaa sanadkii lasoo dhaafay mamnuucay aaladdan TikTok, waxayna sababta ku sheegeen in laga hortagayo in la marin habaabiyo dhalinyarada.
Australia
TikTok ayaa laga mamnuucay aaladaha dowladda federaalka Austr alia. Xeer-ilalaiyaha guud ee dalkaas Mark Dreyfus ayaa sheegay in go'a ankan la gaaray kaddib markii la talin laga helay hay'adaha sirdoonka iyo ammaanka.
Belgium
Dalka Belgium ayaa si ku meel gaar ah uga mamnuucay TikTok aaladaha ay leedahay dowladda federaalka dalkaas, iyagoo go'aanka ku sababeeyay walaac laga qabo amnga online-ka iyo wararka been abuu rka ah. Raysal wasaaraha dalkaas Alexander de Croo ayaa sheegay in mamnuuciddan oo lix bilood ah lagu saleeyay digniinno dalka uga yimid waaxda adeegga ammaanka iyo xarunta amniga online-ka ee dalkaas. Canada
Dalka Canada ayaa isna ku dhawaaqay in aadaladaha dowladdu aysan isticmaali karin barta TikTok, iyadoo sheegtay in khatar aan la aqbali karin ay ku leeyihiin amniga. Shaqaalaha ayaa sidoo kale laga mamnu uci doonaa inay soo dejistaan aaladdan.
Denmark
Wasaaradda gaashaandhigga Denmark ayaa shaqaalaheeda ka ma mnuucday in TikTok ay ku soo dejistaan telefannadooda shaqada,iya doo amartay kuwa soo dejistay inay ka saaraan sida ugu dhaqsiyaha ba dan.
Wasaaradda ayaa sheegtay in sababta mamnuucidda ay tahay ar rimo dhanka ammaanka ah iyo sidoo kale inaan shaqada looga baah neyn aaladdan.
Midowga Yurb
Shaqaalaha u shaqeeya Guddiga Mido wga Yurub ayaa lagu amray inay taleef annadooda iyo qala bka hay’addaas ka saaraan barnaamijka TikTok.
Guddiga ayaa sheegay inuu dhaqangelin ayo tall aabada ah "ilaalinta xogta iyo in la kordhiyo amm aanka internetka”.
TikTok oo ay leedahay shirkadda ByteDance ee waddanka Shiinaha ayaa wajahday eedaymo ah in ay aruursato xogta dadka barnaamijk eeda isticmaala markaas kadibna ay u gacan geliso dowladda Shiinaha.
Hase yeeshee, mas'uuliyiinta TikTok waxa ay ku adkaysanayaan in aanay u shaqeyn si ka duwan sida ay u shaqeeyaan baraha kale ee ay bulshadu ku wada xiriiraan.
Faransiiska
Faransiiska ayaa isticmaalka TikTok iyo baraha kale sida Twitter iyo Instagram ka mamnuucday aaladaha shaqaalaha dowladda sababo la xiriira dhanka ammaanka.
Dowladdu ma aysan carrabaabin app-yo gaar ah balse waxay sheeg tay in go'aankan uu yimid kaddib markii dowladdu ay qaadday tallaab ooyin ka dhan ah TikTok.
Hindiya
Dowladda Hindiya ayaa sanadkii 2020 dalkeeda ka mamnuucday isticmaalka aaladda TikTok iyo barnaamijyo kale oo laga leeyahay dalka Shiinaha, kuwaas oo ay sheegtay in ay khatar ku yihiin dalkeeda.
War qoraal ah oo ka soo baxay Hindiya ayaa lagu sheegay "in barnaami jyadaas ay khatar ku yihiin madaxbanaanida dhuleed, sumcadda iyo ammaanka dalka Hindiya". Guud ahaan waxaa dalkaas laga mamnuuc ay 59 barnaamij ama App, waxaana kamid ah Wechat.
Arrintan ayaa waxay daba joogta xiisadda sii xureysa ee u dhaxeysa labada dal, kuwaas oo isku haya muran dhanka xuduudda.
TikTok
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
New Zealand
Xildhibaannada dalka New Zealand iyo shaqaalaha baarlamaanka dalkaas ayaa laga mamnuucay aaladdan inay kusoo dejistaan tale efannadooda shaqada. Dowladda ayaa sheegtay in dad ka doona ya inay hwol ahooda dimuqraad diga ah ku gutaan aala ddan si gaar ah loo eegi doo no.
Norway
Baarlamaanka dalka Norway ayaa mamnuucday aaladda Tiktok in la gu soo dejisto telefoonnada dowladda, kaddib markii wasaaradda cadd aaladda ay digniin soo saartay.
Afhayeenka baarlamaanka ayaa sheegay in TikTok aan laga oggo leyn qalabka dowladda isla markaana si degdeg ah looga saaro.
Pakistan
Dowladda Pakistan ayaa sanadkii 2020 si ku meel gaar ah dalkeeda uga mamnuucday aaladdan TikTok, iyadoo sababta ku sheegtay in lagu faafiyo waxyaabo aan maangal ahayn.
UK
Dowladda UK ayaa iyadana aaladdan TikTok ka mamnuucday tele foonnada ay isticmaalaan wasiirrada dowladda iyo shaqaalaha kale.
Sababta ayaa lagu sheegay tallaabo kahortag dhanka ammaanka ah.
Amarka dowladda ayaan quseynin telefoonnada gaarka loo leeyahay.
XIGASHO:_BBC


0 



HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 23-KA AGOOSTO 2023-KA
...