Dad ku dhintay Shil ka dhacay inta u dhexeysa Jig-jiga iyo Wajaale

0
Tuesday August 15, 2023 - 12:33:48 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad ku dhintay Shil ka dhacay inta u dhexeysa Jig-jiga iyo Wajaale

    Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Dowlad degaanka Soomaali Galbeed, waxaana lasoo sheegayaa dhimasho iyo dhaawac fara badan. Shilka ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dhacay inta u dhaxaysa Wajaale iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Dowlad degaanka Soomaali Galbeed, waxaana lasoo sheegayaa dhimasho iyo dhaawac fara badan. Shilka ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dhacay inta u dhaxaysa Wajaale iyo Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad degaanka Soomaali Galbeed, waxaana shilkaasi ku dhintay 5 qof, halka ay ku dhaawacmeen dhowr iyo toban qof oo dhamaantood ahaa Rakaabka gaariga shilka galay. Shilka ayaa sababay ayaa la yiri kadib markii uu Gaariga rogmaday sidoo kale gawaarida deg deg ah ayey waqti badan qaadatay inay soo garaan goobta, si loo soo badbaadiyo dadka dhaawacyada qaba.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip