
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSWPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA AGOOSTO 2023-KA
Muxuu Sheekh Aadan Madoobe Kala Hadlay Katriona Laing?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Erg eyga gaarka ah ee u qaabilsan Qaramada Mido obay ee Soomaaliya Marwo Katriona Laing iyo wafdi ay hoggaamineysay.
Ergeyga oo marka hore warbixin ka sii say booqashooyinkii ay ku tagtay maa mul gobale edyada dalka ayaa waxay Gud doomiyaha la wa daagtay sida loogu taag eeri lahaa arrimaha hor umarinta dalka, xoojinta dagaalka lagula jiro Kha waariijta oo meel wanagsan maraya.
Sidoo kale waxay xustay sidii Baarlam aanka kaalin uga qaadan lahaa war-murti yeedkii Gola ha Madasha Wada-tashiga Qaranka.
Dhanka kale Marwo Katriona ayaa adk eeysay ahmiyadda ay leedahay taageera da Baarlamaan ka iyo sidii loogu taageeri lahaa tayaynta khibrada Xildhibaannada iyo howlwadeennada.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gunnaanadka kulanka boggaadi yay shaqada baaxada leh ay u heeyso Qaramada Midoobay ta ageerada joogtada iyo kor u soo qaadida nabada iyo xasi loonida dalka, waxaana uu tilmaamay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ka shaqeyn doono waxkasta oo dan u ah qaranimada iyo horumarka Shacabka Soomaaliyeed.
Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaa liya oo ka dooday ajende xasaasi ah
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlam aan ka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Md. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xig eenn adiisa, ayaa ShalaY shir guddoomiyay kalf adhiga Saddexaad kulankiisa 4-aad oo ajandihi isu ahaa dha gaysiga warbixinta Guddiga arri maha Gud aha Aqalka Sare.
Guddoomiyaha Gu ddiga arrimaha Guda ha Aqalka Sare Sanatar Deeqa Xasan Xuseen, ayaa ugu horrayn xubnaha Golaha la wadaagtay warbixintooda ku saabsan is-barbardhigga noocyada Federaalka, wada mada isticmaala, sababaha loo isticmaalo iyo muhiimaddiisa.
Intaas kadib Sanatarrada Aqalka Sare ayaa gudagalay dooda aragtidooda ku saabsan warbi xinta Guddiga arrimaha Gudaha, iyaga oo soo bandhigay fikirko oda arrimaha Federaalka, kan ku habboon Soomaaliya iyo tallo iyo tusaal ooyin kale oo muhiim ahaa.
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulanka soo xir ay, ayaa Sanatarrada iyo guddiga arrimaha guda ha uga mahad celiyay warbixinta iyo dooda miis aanka lahayd ee ay ShalaY Goluhu ka yeesheen arrimaha Federaalka, wuxuuna sheegay in la sii ambaqaado cilmi baarista arrimaha Federaalka, lana aruuriyo aragtida iyo talada Sanatarrada ay ShalaY dhiibteen, si loola wadaago Guddiyada qa byo tirka Dastuu rka KMG ah gacanta ku haaya.
R/W Xaamza iyo wasiiradda oo go’aami naya marxaladda deyn-cafinta kadib
Ra’iisul Wasaaraha Xuku umadda Jamhuu riy adda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamza Cabdi Barre ayaa ShalaY shir-guddoomiyay ku lan muhiim oo looga hadlayay jiheynta dhaqaalaha dalka marxa ladda deyn-cafiska ka dib.Shirka Golaha Wasiirada ayaa lagu soo bandhigay talo-bixin ay sameeyeen Gola ha Dhaq aalaha Qaranka, oo ka kooban lix qodob oo taa banaya qorsheyaasha muhi imka ah ee hanaanka maaliyadeed ee dalka.
Qorshayaashan ayaa kala ah midka horumari need, sare u qaadidda maamu lka maaliyadda oo ay ka mid yihiin sare u qaadidda dakhl iga, xakam eynta kharashaa dka iyo isu-dheellitirka miisaan iyadda, maa reynta deymaha, hufnaanta iyo isla xi saabtanka, nidaaminta shuruucda iyo siya asad aha ganacsiga dalka iyo xoojinta siyaasadda lac agta ee kaalinta Bangiga Dhexe.
Ra’iisul Wasaare Xamza oo bogaadiyay marx aladda uu marayo hannaanka deyn-cafiska Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa uu awaamiir sii yay wasaaradaha iyo hay’ adaha ku lugta leh arr intaas.
Wasaarradaha iyo Hey’adahaas ayuu faray inay dardar-geliyaan waajibaadka ka saaran dha meystirka qorsheyaasha marxal adda deyn-cafinta kadib.
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulan kii u dambeeyay ee Muqdisho ku yeeshe en ayaa he shiis looga gaaray kamid ah "marxaladda ka dam beysa deyn cafinta Soomaaliya”.
Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran ka ayaa xilligaas isla qaatay in la dejiyo qorshe lagu dar dar-gelinayo maareynta marxaladda ka dambey sa deyn cafinta dalka, iyada oo la xoojinayo wa da-shaqeyn ta hay’adaha maaliyadda iyo adk aynta huf naantood.
Madaxda ayaa sidoo kale markaas isla gartay in qorshaha deynta cusub looga qa adanayo dalalka deeqaha bixiya iyo hay’ addaha caalami ga ah lagu saleeyo ma shaariic isbixin kara si dib loogu gudo dey ntaasi, taasi oo qeyb ka ah qo rshaha ay Soomaaliya ku dalbaneyso deyn cusub oo balaayiin dollar ah.
"Goluhu wuxuu isla gartay in deymaha dalka uu mustaqbalka qaadanayo ay noq daan deymo u ad eegayo horumarinta dhaq aalaha dalka oo la gel inaayo mashaariic is bixin kara, loona qoondeeyo si isku dhee litiran, loona maamulo si hufan, isla marka asna aan culeys deymo saari doonin jiil alka Soomaaliyeed ee mustaqbalka.”
Si kastaba, arrimahaan ayaa imanaya xilli uu si habsami leh u socdo barnaamijka deyn cafinta So omaaliya, islamarkaana la qorsheynayo in dow ladda ay qaadato deyn boqolaal bilyan oo dollar ah.
Duqa Muqdisho oo Ammar dul-dhigay Guddo omiyeyaasha degmooyinka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Yuusuf Xus een Jimca ale (Madaale) ayaa guddoo miyay Shirka Degmooyinka iyo Dee gaa nada G/Bana adir oo 7aadkaan loogu hadlay Dib-u-dhiska Caasimadda, Dar-dargelinta
Barn aamijka dalkaaga ku dhiso hal doolar, La-dagaalanka Maandooriyaha iyo Taageerida dagaalka ka dhanka ah Al-Shaba ab ee ka socda guud ahaan dalka, kaasi oo uu hormuud u yahay Madax weynaha Jamhuuriy adda Federaalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxa muud.
Guddiga Dib-u-dhiska iyo horumarinta Caasim adda ayaa soo bandhigay halka uu maraayo wejiga labaad ee Barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal door, taasi oo hada lagu dhisaayo wadooyin muhiim ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyo qaabka ugu fudud oo ay Bulshada ugu qeyb qa adan karaan Barnaamijkasi hirgalay ee dalkaaga ku dhiso hal doolar.
Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Maga alada Muqdisho Mudane Yuus uf Xuseen Jimcaa le (Madaale) ayaa faray Maamulada Degmooyin ka iyo Deegaan ada oo kaashanaya shacabka Caasimadda in ay hormuud u noqdaan taageer ada wejiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sidii Ciidamada Qaran ka iyo kuwa Deegaanada loo gaarsiin lahaa wixii gurmad ah oo ay u baahan yihiin iyo taageero weliba oo ay u baahan yihiin.
Ugu danbeyn shirka ayaa loogu hadlay La-dagaalanka Maandooriyaha, Garan-waaga, Nad aafada iyo Bilic soo celinta Caasimadda, iya doona ay goobjoog ka ahaayeen, Guddoomiye Kuxigeenka Arri maha Bulshada iyo Wacyigelinta Maam ulka G/Banaadir, Guddoomiye Kuxi geen ka Howlaha Guud, Agaasimeyaal, La-taliy eyaal, Madaxda Maamulada Deg mooyin ka iyo Deega anada G/Banaadir iyo Howlw adeeno kale oo ka tirsan Maamulka Gobolka iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheeg ay in Al-Shabaab laga saari doono dega annada ku hareereysan Wabiga Shabeelle
Iayada oo howgallo horleh ay ka billaa wdeen degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Shab eellaha Dhexe, sigaar ah degmooyinka xiga din aca xaduudka Gob olka Galgaduud
ayaa waxaa ka hadlay Madaxwe ynaha Hir-Shabeelle Cali Guudl aawe Xuseen.
Qoraal kasoo baxay Madax tooyada Hir-Shabeelle ayaa waxa alagu sheegay in Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guu dlaawe Xuseen uu bogaadiyay howlgal lada Ciidanka xoogga dalka, iyo Ciidam ada dib u xoreynta deegaanka ay ku xoree yeen Degmada Ruunir-good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Qeybaha kala duwan ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka dib u xoreynta deegaanka oo iskaasha naya ayaa si buuxda gacanta ugu dhigay Degmada Ruunirgood iyo deegaanada hoosyimaada sida Hilowle gaab iyo Ceelbacad.
Madaxweynaha ayaa dhambaal hamb alyo iyo bogaadin u diray Geesiyaasha Ciidanka Xoo gga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta ee shacabka Degmada Ruunirgood iyo deegaanada hoosyim aada ka dulqaaday Al-Shabaab oo mudo dheer maamulayay ayaa lagtu yiri” Qoraalka.
Ugu dambeyn Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa xusay in wajiga labaad ee howlgalka lagu xoreyn doono dhamaan deegaanada dhaca Galbeedka Wabiga ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya xadka Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciid amada xoogga dalka ay halkaasi ka wadaan how lgallo xoogan, iyaga oo ku doonaya inay kaga ho rtagaan inay Al-Shabaab u soo gudbaan dhinaca Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Dubbe: Madaxweynihii Tuute ayuu xi rtay, xil dhibaannadii qaaci ayey tuman aayaan
Senator Cusmaan Abuukar Dubbe oo ShalaY ka hadlay fadhiga Golaha Aqalka Sare ee Baar lamaanka Federaalka Soom aaliya ayaa si weyn u canaantay Xildhi baannada, xilli dalka uu ka so cdo dagaal Al-Shabaab ka dhanka ah.
Dubbe ayaa wuxuu ugu baaqay Xildhi baannada iyo madaxda kale ee dalka in ay dagaalka qeyb ka noqdaan oo aan kaligiis lagu fiirsan Madax weynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweyne Xasan ayaa muddo 7baad ka badan magaalada Dhuusa mare eb ee caasimada maamulka Galmudug u jooga howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee looga xorey nayo deegaan ada weli ku harsan tahay kooxda ee maam ulkaasi, kaasi oo dhameystir u ah weji ga koowaad ee dagaalka.
Senator Dubbe ayaa eed culus u jeedi yay Xildhibaannada, isaga oo sheegay in qaarkood ayku mashquuleen qaaci iyo dalxiis halka mada xweynihii dalka uu jooga furimaha dagaalka.
"Madaxweynihii Jamhuuriyadda Tuute ayuu xirtay, furintii ayuu joogaa, Xildhibaan nadii Qaaci ayey tumanaayaan oo Xamar bey joogaan, qaar kooda Ciyaaraha ayey daawanayaan,” ayuu yiri Senator Dubbe.
Waxa uu intaas kusii daray "Waa in dagaalka la wada galo oo furimaha la wa da tago, waana in la fasaxo waxbara shada, shaqaalaha dowladda, si loo wada galo dagaalka dalka looga xoreynayo arga gixisada.”
Waxa uu soo jeediyay si guul wax ku ool ah looga gaaro dagaalka socda loo wa da istaago, taasi bedelkeedana ay noqon eyso Soomaaliya meel laga quusto haddii laga adkaan waayo argagixisada.
"Waxa ay ahayd dhammaanteen in aan gurmanno, ShalaY jiritaankeen ayaa la’ isku hayaa, intii aan u gudbin Federaal. Dad baa u haysta in haddii Xasan Sheekh uu ku soo jabo dagaalka in dowlad cusub iska imaaneyso; Wallaahi in aanan noqon eynin, Soomaaliya waxa ay noqoneysaa meel ay ka quustaan maalgaliyaasha.”
Sidoo kale waxa uu yiri "Shaqada waan u soo laabaneynaa ee dagaalka aan wada galno, waxa aan raabnaa in dowladdu fasa xdo Iskuullada, Jaamacadaha, shaqaalaha iyo Wasaaradaha, dalka waxa uu ku jiraa inta uu u dhaxaysa nolol iyo geeri, haddii kale taariikhda waxa la oran doonaa dad Soomaali ah baa jiri jiray.”
Hadalkaan ayaa imanaya xilli uu dalka ku socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo uu hoggaaminayo ma daxweyne Xasan Sheekh, oo hadda xarun ka dhigtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug.
DENI oo shaaciyay dhibaato weyn ee haysata Puntland
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in walxaha maanka-dooriya uu fara ba’an ku hayo maamulka Puntland
.Madaxweyne Saciid Deni ayaa nasiib darro ku tilmaamay in qaar kamid ah ciidamada ay qeyb ka noqdaan dadka isticmaala, xilli maamulka uu si adag ula dagaalamayo noocyada kala duwan ee maandooriyaha. "Waa in la xakameeyaa isti cmaalka muqaadaraadka oo ayaamahaan dambe aad usoo kordhay, kuwii la rabay in ay xakam eeyaan ee ciidamada ah ayaa ku laban dadka ist icmaala, waana nasiib darro,” ayuu yiri madaxw eyne Saciid Cab dulaahi Deni.
Sidoo kale waxa uu faray ciidamada, saraakiisha, masuuliyiinta, shacabka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in si wadajir ah loola dagaalamo mukhaadara adka, si looga hortago dhibaatooyinka ka dhalan kara "isticmaalka walxaha maanka-dooriya.”
"Waa nasiib darro waxaana loo baahan yahay in wadajir loola dagaalamo, dadka ay saameynta ku yeelaneyso way sii bada neysaa maalinba maalinta ka dambeysa, dagaalka ka dhanka ah waan wadnaa waana sii kordhin doonnaa.”
Deni ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay la-dagaalanka dadka ka ganacsada walxaha maanka-dooriya iyo kuwa isticmaala, isaga oo soo jeediyay in lagu garab istaago howl-galladaasi.
Puntland ayaa dagaal adag kula jirta kooxaha ka ganacsada maandooriyaha ee ku sugan magaalooyinka maamulkaas, isl amarkaana dhib aatada ku haya bulshada.
Si kastaba, arrimahan ayaa kusoo aadaya xilli ay caasimada Puntland ee Gar oowe ay ka taa gan tahay xiisad culus oo ka dhalatay damaca ma daxweyne Saciid Deni ee furista dastuurka Pun tland iyo khilaafka doorashooyinka maamulka.
Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay waddo isku xirta Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Mad aale) ayaa dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddo Laami ah ah isku xirta Waddooyinka Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud ee degmada Yaaqshid.
Hirgalinta dhismahaan oo qeyb ka ah mash ruuca dalkaaga ku dhiso hal Dollar ayaa fulinte eda waxaa iska kaa shaday Maamulka Degmada Yaaqshid, bulshada deegaanka iyo maamulka Gobolka Ban aadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muq disho Md. Yuusuf Xuse en Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay dhismaha kaabayaasha dhaqa alaha oo waddooyinka ugu horeeyaan.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wadad dadaalo lagu hormarinayo kabayaa sha dhaqaale dalka oo qeyb kayihin waddooyinka oo uu maamulka dib u dhis iyo dayactirba ku sameeyay waddoouin dhowr ah ee ku yaal Caasimadda
Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo furay Shirka wacyigalinta ceymiska Xoolaha
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Mudane Hassan Hussein Mohamed (Ee lay) ayaa ShalaY Muqdisho ka furay Shirka wacyi galinta ceymi ska Xoolaha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada, Dhirta iyo Daaqa XFS.
Shirka oo ay ujeedkiisu tahay dhiiro gelinta nida amka Caymiska Xoolaha oo ah barnaamij loogu talo galay in reer miyiga waxtar uyeesho marka ay abaarta jirto.
Wasiir Hassan Hussein Mohamed oo furitaankii shirkan ka hadlay ayaa sheegey in mashruucaan Ceymiska Xoolaha uu muhiim u yahay Xoolo dhaqatada ayna tahay in ay ka faaiideystaan si ay uga gaashaantaan abaaraha soo noq noqda”.
” Mashruuca Ceymiska Xoolaha wuxuu muhiim u yahay Xoolo dhaqatada waana inay ka faaiideystaan si ay uga gaashaa ntaan abaaraha soo noq noqda”.ayuu yiri wasiika
War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiirada Maaliyadda ee Puntland qaadacday
Shir magaalada Muqdisho uga socday muddo laba maalmood ah oo Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Dowlad Goboleedyad iyo Maamulka Gobolka Bana adir ayaa ShalaY lagu soo gebagabeeyey magaalada Muqdisho.
Shirkan oo lagu gorfeeyay dib-u-habe ynta Maaliyadda, mideynta Canshuuraha, dhamays tirka sharuudaha deyn cafinta ayuu Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige sheegay intii uu shirkaan uu socday ay Wasiira dda Maaliy adda Federaalka iyo heer Dowlad Gobol eed iyo Gobolka Banaadir uga hadleen arrimaha mideynta canshuuraha dalka iyo sidii loo dardargelinta lahaa dhaqangeli ntooda.
Waxaa kaloo looga hadlay mashaarii cda horumarineed ee Saaxiibadda caalam iga ah ay ku taageeraan guud ahaan Soo maaliya iyo Deeqaha Maaliyadeed ee loo yaqaan DPO.
Maamulka Puntland ayaa shirka ka maqan, waana markii labaad ee Puntland bannaanka ka joogto shirarkan, wuxuu ka dambeeyay Bishii Janaayo markii ay go’aansatay in u dhaqanto sida dowlad madax bannaan.
Shirkaan waxaa laga soo saaray War-murtiye edka ay saxiixeen Wasiirrada Maa liyadda DFS iyo Dowlad Gobolee dyada iyo Maamulka Gobo lka Banaadir. Shirkaan ayaa waxa aan qeyb ka ahayn oo aan ka saxiixa ku jirin, inkasta oo si ramsi loogu casuumay shirkaan.
Maxay xildhibaanadu ku haystaan xoghayaha BF?
Qaar kamid ah xildhibaanada baar lamaanka Soomaaliya iyo xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdiraxmaan Mux umed Cabdulle (Jaabiri) ayaa waxaa soo kala dhex-galay khilaaf xoogan oo ku aadan maareynta howlaha ba arlamaanka.
Khilaafkan ayaa Axaddii si xoogan loo dare emay, kadib markii uu buuq ka dhex dhacay kul ankii Golaha Shacabka ee Dorraad, kaas oo ku aadan in xildhibaanada ay hadalka u diideen xoghayaha guud ee golaha asi Cabdiraxmaan Jaabiri oo iska farii stay markii dambe. Maxay salka ku hayaa khilaafka soo kala dhex-galay xildhibaanada iyo xogha yaha BF?
Xildhibaan Mukhtaar Axmed Saajid oo kamid ah xildhibaanada ay is hayaan Jaa biri ayaa faah-faahin ka bixiyay waxyaa laha ay isku hayaan ee keenay khil aafkooda.
Saajid ayaa shaaciya in xoghayaha uu qaaday tallaabooyin ka dhan ah xil dhibaanada, isaga oo tilmaamay in guu xiisa uu ka dheereeyay, sida uu hadalka u dhigay.
"Xoghayaha guuxiisa ayuu ka dheere eyay waa xoghaye waan ixtiraameynaa, sharaf ayuu leeyahay, laakiin looguma tala gelin inuu ku dha go xildhibaanada oo arrimahooda soo guda-galo” ayuu yiri Xi ldhibaan Mukhtaar Axmed Saajid oo la hadlay Wariyeyaasha Muqdisho.
Sidoo kale wuxuu ku eeedeyay inuu ku xad-gudbay xeer hoosaadka golaha, isla-markaana uu xildibaano badan ka hor ista agay inay ka hadlaan baarlamaanka.
"Mideeda kale wuxuu ku xadgubay xeer hoosa adka, gaar ahaan qodobka 78-aad, farqaddiisa 2-aad wuxuu leeyahay xildhib aanka codsada ee ga canta taagta ayaa la siinayaa hadalka, isaga war qad ayuu sam eystay wuxuu yiri safkan ku soco, wiilashii wax qoraayay mid kamid ah ayaa ShalaY wuxuu igu yiri waan ogahay in arrintan ay khalad ku tahay xeer hoosaadka, laakiin xoghayaha ayaa wuxuu igu yiri halkaas ka soco” ayuu sii raaciyay.
Waxaa kale oo uu kusii daray "Waxaan hay naa isaga oo dhahaayo xildhibaano hadlaayoha dalka yaa siiyay oo uu gudd oonka leeyahay ? xaq miyuu u leeyahay idinka weydiinaa?.
Ugu dmabeyn wuxuu hoosta ka xari iqay in ay san xoghayaha ku haysan arrin shaqsi ah, balse ay tahay shaqada iyo inuu ka soo tallaabay xad kiisa, sida uu ku dood ay xildhibaanku.
"Annaga khaladaadkaas aan ka hadle ynay ee xoghaye ahaan iyo shaqsi ahaan uma heysan” ay uu hadalkiisa kusoo gabag abeeyay
SSC Khaatumo oo ka Warbixisay khasaa raha duqeyntii Dorraad ka dhacday Laas caanood
Maamulka SSC Khaatumo ayaa war ka soo saaray khasaaraha ka dhashay duq eyn Dorraad ciidamada Somaliland ka geyst een magaalada Laascaanood.
War ay soo saareen ay ey ku sheegeen in cii damada Somaliland ay duq eyn aan loo meel dayin ku garaaceen magaalada.
"Maleeshiyada Somaliland waxa ay ShalaY subixii hore ilaa iyo barqadii Dorraad duqeymo aan kala sooc lahayn ka wadeen magaalada La ascaanood, duqeymaha oo ay u adeegsanayeen hoobiyeyaal iyo mad aafiicyada waaweyn waxay ku beegsadeen goobaha dadka rayidka ah, Isbitaalada iyo goobaha ganacsiga” ayaa lagu war ka soo baxay SSC.
Duqeymahaas waxay sababeen dhima shada lix qof oo rayid ah, waxaana ku dhaawacmay 19 kale, halka ay ku dumeen guryo iyo xarumo gan acsi sida lagu shee gay warka ay soo saartay SSC.
‘Hoggaanka SSC-Khaatumo waxay mar kale xaqiijinayaan inay difaaci doonaan shacabkooda, mar walbana diyaar u yihiin adkeynta nabadda iyo xasilloonida gob olka” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay SSC.
Madaafiic teel teel ah ayaa ku soo dhac aysay gudaha magaalada, iyadoo Saddex qof ay ku dhi nteen bakhaar magaalada ku yaala oo uu madfac ku dhacay, halka nin nabadoon caan ahaa, uu isna ku dhintay madfac ku hacsaday goob uu joogay
Ciidamada Qaranka oo hawlgal amni ka sameeyey xadka Shabeelooyinka
Ciidamada Qaranka ayaa howlgallo lagu xaqi ijinayo ammaanka ka sameeyay jiinka wabiga Shabeelle gaar ahaan aagga Beerta Cali Mahdi iyo deegaanada dhaca duleedka caasimadda.
Howlgaladan oo si wada jir ah ay u samee yeen urrurka 2-aad ee guutada 22-2aad Booliska sida Militariga u ta babaran iyo NISA ayaa looga goleeyahay xaqi ijinta amniga caasimadda.
Jubbaland oo sheegtay inay fashilisay qaraxyo Miino
Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidam ada Nab adsugida Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ku guuleysteen inay soo saaraan Miino oyin ay Xubno katir san Ururka Al-Shabaab ku Aaseen mid kamid ah waddooyinka Magaalada Kisma ayo.
Warkooban oo kasoo baxay Taliska Hay’adda Nab adsugida Maamulka Jubbal and ayaa waxaa lagu shee gay in Ciidanka Hay’ada Sird oonka & Nabads ugida Jubbaland oo kaashanaya Shacab ka reer Jubb aland ee Magaalada Kismaa yo ay gacanta kusoo dhigeen miino oo ay Al-Shabaab doonayeen iney ku waxyeele eyaan dadka shacabka ah ee amni ga iyo saxansaxada nabadadeed ku naaloonaya.
Waxaan u mahadcelineynaa bulshada magaa lada Kismaayo ee sida joogtada ah usoo wargel inaya ulana shaqeynaya laam aha amniga.
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay kamid tahay Magaaloo yinka ugu amniga wanaagsan Magaalooy inka Gobolka Jubbada Hoose, in kastoo mararka qaar ay ka dhacaan falal amni darro.
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Mozam bique ee Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dalka
Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaa liya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan looga wada hadlay qodobo dhowr ah oo salka ku haya arrimaha Diplomaasiyadda waxa uu la qaatay ku simaha safiirka Mozambique ee dalka Ethiopia mudane Sergio Balio.
Kulankan oo ka dhacay Safaaradda Mozambique ee Addis Ababa ayay lab ada masuul uga wada had leen xoojinta xiriirka lab ada dal iyo adkaynta iskaashiga wada jirka ah si horumaro badan looga gaaro dhinacyada dowlad wanaagga, ammaanka iyo ganacsiga.
Danjire Warfaa ayaa si gaar ah ugu adke yey Ambassador Balio muhiimadda ay dowladda Soo maaliya u leedahay in ay xasilooni iyo ixtiraam jo ogto ah ku nool aadaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalk aasi Mozambique oo awood dhaqaale iyo mid bulshoba ku soo kordhiyey dalkaas.
Dagaallo culus oo ka socda dalka Itoobiya
Iska horimaadyo ayaa laga soo sheegayaa ilaa ugu yaraan laba magaalo oo ka tirsan gobol ka Amxaarada ee dalka Itoobiya, kaas oo u dhe xeeya maleeshiyaad de eg aanka ah iyo ciidama da dawladda.
Deegaanka Bure oo 150-km dhanka koonf ureed kaga beegan xarunta gobolka ee Bahirdar, dadka deegaanka ayaa BBC u sheegay in dagaal qaraar oo la isku adeegsaday hubka culculus uu dhacay dhamaadkii todobaadkan.
Duqeymo culus ayaa galaaftay nolosha dad rayid ah. Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan lamaane isqabay, ayaa lagu dilay af aafka hore ee guryahooda markii weerarku ku dhacay gurigooda, sida ay dad goob joogayaal ah u sheegeen BBC-da.
Weerraro dhanka cirka ah ayaa sidoo kale la ga soo sheegay meel ku dhow mag aalada Finto Selam halkaas oo dadka u dhaqdhaqaaqa mal eeshiyada ay sheegeen in dowladdu adeegsatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn isla markaana dad rayid ah lagu dilay duqeymahaas.
Afar qof oo lagu dilay weerar lagu qaaday Masjid kuyaalla dalka Iiran
Warar ay baahiyeen warbaahinta dalka Iran ayaa sheegaya in ugu yaraan afar qof ay ku dhin teen weerar lagu qaaday mas jidka Shah Chera gh ee magaalada Shiraz.
Labo ka mid ah dadka la dilay ayaa lagu soo waramayaa inay ahaayeen dad ka shaqeynayey masjidka oo lagu tiriyo inuu yahay halka saddexaad ee ugu muhi imsan Shiicada Islaamka.
Waxaa lagu soo waram ayaa in laba nin oo hubey san ay ku lug lahaayeen weerarka. Mid ka mid ah ayaa lagu soo waramayaa in gacanta lagu dhig ay, iyadoo booliskuna ay baadigoob ugu jiraan kan kale.
Bishii Oktoobar ee la soo dhaafay, wax aa dhacay weerar lagu qaaday masjidka oo ay ku dhinteen saddex iyo toban qof.
Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’u uliy adda. Labo qof ayaa bishii hore lagu fuliyay xukun dil ah oo lagu eedeeyay inay gacan siiyeen ninka hubeysan.
Ukraine oo shaacisay iney 15 dayuur adood ka soo riday Ruushka
Masuuliyiinta dalka Ukraine ayaa sheegay in duqayn dhinaca cirka ah uu Ru ushku la be egsadeen dekeda ku taala ko onfurta magaa lada Odesa ay ku dhaawac meen ugu yaraan sadex qof.
Milateriga Ukraine ayaa sheegay in nidaa mkooda difaaca cirku uu soo riday dhamman 15-kii diyaaradood ee aan duuliyaha lahayn ee Ruushku uu u adeegs anayey weerarka dhin aca cirka ah, iyo sidoo kale gantaallo badda la ga soo riday, hase ahaatee waxay sheegeen in burburka ka dhashay hubkaas la soo riday inay khasaare geysteen.
Hadhaaga hubka la burburiyey ayaa sab abay dhaawaca saddex qof oo ku sugnaa me herad laga adeegto iyo goob ay degan yihiin arday.
Duqayn kale ayaa Ruushku Axaddii ka fuli yey gobolka Kherson, waxaana halk aas ku dhi ntay illaa toddoba qof, halka ay ku dhaawac meen in ka badan 22 qof oo kale.
Madaxweynihii la riday ee Niger oo Max kam ad la soo taagayo & dembiyo culus oo..
Milateriga Niger ayaa sheegay inay maxk amadeyn doonaan Mada xweynihii xilka laga tuu ray ee Mohamed Bazo um, iyadoo lagu ueedeyn ayo khiyaano qaran iyo in uu wax u dhimay amniga gudaha dalkaasi.
Afhayeen u hadlay millatariga Niger ayaa war qoraal ah oo laga sii daayey telefishinka dalkaai ku sheegay inee daha loo heysto Bazoum ay yihiin kuwo la xir iira khiyaano qaran oo uu ka galay dadka iyo dalka.
Abdramane oo hadalkiisa sii wata ayaa dhal eeceeyay cunaqabataynta la saaray dalkiisa, isaga oo sheegay in talaabooy inka ay qaade en dalalka Galbeedka Afrika ay dadka ku adkeyn doonto inay helaan dawooyin, cunto iyo koronto.
Ururka Galbeedka Afrika ayaa ansixi yay in dalka Niger loo diro ciidan hee gan u ah soo cel inta madaxweyne Bazoum iyo nidaamka dastu uriga ah ee dalkaasi, waxaana warku intaa raa ciyay in dalalka Galbeedka Afrika ay weli ka go’an tahay in xal diblumaasiyadeed loo helo xiisadda ka taagan Niger.
Madaxweyne Bazoum oo 63 jir ah iyo qoyskiisa ayaa lagu hayaa guriga rasmiga ah ee madaxtooyada oo ku yaalla caasim adda Niamey tan iyo afgambigii dhacay 26-kii July.
Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Nairobi
Qarax Ka dhashay Haanta Gaaska cunt ada lagu karsado ayaa ka dhacay xaafada Islii ee magaalada Nairobi kaasoo sababay Dhimasho iyo Dhaawac
Saraakiisha amaanka ee degmada Kamaku nji oo goobta kula hadlay saxaafa dda ayaa sheegay in qaraxan uu ka dha cay dhisme ku yaalla wadada 12aad ee xaafada Islii.
Taliyaha qaybta booliska Bururburu, Fransis Kamau ayaa xusay in qaraxaas uu dhacay ShalaY.
"Abbaare 9 Saac oo ShalaYnimmo wax aa halkan ka dhacay qarax, bilowgii ma aanan fahmin waxa sababay, balse waxa an u yee rnay kooxdayada khabiirada ah oo markii dam be sheegay inuu ka dhashay haan gaaska cun tada lagu karsado ah oo gaasku kasoo baxa yey, waxaanu ka shaki qabnaa in markii kibr iidka la shiday uu qaruxu ka dhashay.” ayuu yiri taliyaha.
Waxa uu taliyuhu sheegay in loo xaqi ijiyey dhimashada hal qof oo la sheegay inuu meel ku dhacay isaga oo qaraxa ka baxsanaya halka saddex kale ay ku dhaa wacmeen kuwaasoo isbitaalka lagu dabiibayo.
Fransis Kamau ayaa meesha ka saa ray wararka sheegaya in qaruxu uu ka dhashay bam balse uu yahay shil ka dha shay haanta gaaska cuntada lagu karsado
Liibiya Oo Si Rasmi Ah Uga Codsatay Lubnaan In La Sii Daayo Hanibal Qadaafi
Maamulka garsoorka Liibiya ayaa si rasmi ah uga codsaday Lubnaan inay sii deyso mid ka mid ah wiilasha uu dhalay hogaam iyihii ho re Mucamar Al-Qadaafi sababo la xiriira caafimaadkiisa oo sii xumaanaya.
Hannibal Qad aafi ayaa tan iyo sanadkii 2015-kii waxa uu ku xirnaa dambi la’aan guda ha dalka Lubnaan, waxaana xaala diisa caafimaad ay sii xumaane ysay tan iyo markii uu cuntada ka soomay 3-dii bishii June ee sanadkan, isaga oo ka muda ah araadaya xabsiga uu ku xiran yahay oo aan maxkamad la soo taagin.
Hase yeeshee,Waxa la geeyey isbitaal ugu yaraan laba jeer ilaa wakhtigaas oo waxa uu cabbay biyo yar oo kaliya.
Sida laga soo xigtay laba sarkaal oo ka tir san garsoorka Lubnaan dacwad oogaha guud ee Liibiya Al-Sediq al-Sour ayaa cods iga bish an u diray dhiggiisa Lubnaan, Ghassan Ouei dat. Saraakiishan oo la hadlay wakaalada war arka ee AP ayaa diiday in magacooda la shaac iyo maadaa ma aan loo ogolayn inay la hadla an war baahinta.
Qoraalka ka soo baxay al-Sour ayaa lagu sheegay in iskaashiga Lubnaan ee arr intan ay gacan ka geysan karto muujinta runta ku saa bsan masiirka hoggaamiyaha caanka ah ee Shi icada Lubnaan, Moussa al-Sadr, oo lagu waa yay gudaha dalka Liibiya sanadkii 1978-kii.
Waxa la iswaydiiyay sababta loo haysto Hannibal Qadaafi oo la waydiistay in loo dhiibo Liibiya ama loo ogolaado inuu dib ugu laabto Suuriya oo uu musaafuris kula noolaa xaas kiisa Aline Skaf oo u dhalatay Lubnaan iyo caruurtooda.
Waxaa la aaminsan yahay in wiilkan uu dhalay Qaddafi siddeed sano ka hor laga soo afduubtay dalka SIiriya lana keenay Lubnaan 8 sano ka hor,iyadoo mal eeshiyaad soo afduu btayay dalbadeen in la sheego halka uu ku sugan yahay al-Sadr.
Booliiska Lubnaan ayaa markii dambe ku dhawaaqay inay Qadaafi ka soo qaade en mag aalada Baalbek ee dhacda waqooyi bari Lub naan, halkaasoo lagu hayay,waxa ana la geeyey xabsiga Beirut.
Dacwad oogaha Lubnaan ayaa hadda kiiska u gudbiyay Zaher Hamadeh, oo ah garsooraha baarista kiiska al-Sadr ee maq an, kaas oo eeg aya codsiga Liibiya.
Iyadoo la la’ yahay al-Sadr tan iyo sa nadkii 1978 ayaa qoyskiisa waxa ay aam insan yihiin in laga yaabo in uu wali nool yahay oo uu ku xir an yahay xabsi ku yaala Liibiya inkastoo inta badan dadka Lubnaan ay aaminsan yihiin in al-Sadr uu dhintay, Waxayna da’adiisu noqon lah ayd 94 sano jir.
Wuxuu ahaa aasaasihii kooxda Amal, ee mal eeshiyada Guutooyinka iska caab inta Lubn aan. Kooxdu waxay ka dagaalameen dagaal adii sokeeye ee ka dhacay Lubnaan intii u dhe xeysay 1975-1990 . Afhayeenka baarl ama anka awoodda badan ee Lubnaan, Nabih Berri, ayaa madax u ah hadda kooxda.
Inta badan taageerayaasha al-Sadr wax ay ku qanacsan yihiin in Mucamar Al-Qad aafi uu amray al-Sadr in lagu dilo muran ka dhashay lacagaha Liibiya ay siiso male eshiyaadka Lu bnaan.
Liibiya waxa ay ku adkaysatay in al-Sadr iyo labadii saaxiib ee la socday ay ka tageen Tr ipoli 1978 dii iyaga oo u duulay Rome waxa na ay soo jeediyeen in uu dhibane u ahaa daga al awodeed oo ka dhex jiray kooxaha shiicada ah.
Mucamar Al-Qadaafi waxaa dilay daga aly ahanno mucaarad ah intii lagu jiray kac doonkii Liibiya ee isu beddelay dagaal sok eeye, kaa soo soo afjaray afartankii sano ee uu xukum ayay waddanka ku yaalla Waqooyiga Afrika.
Hannibal Gaddafi, oo dhashay laba sa no ka hor waqtigii la waayay al-Sadr, ayaa u cararay Algeria ka dib markii aabihiis la riday, Tripolina ay gacanta u gashay daga alyahanada muca aradka.
Wuxuu la baxsaday hooyadiis iyo dhowr kale oo qaraabo ah. Ka dib waxa uu u sii gudbay dalka Suuriya, halkaas oo uu ka helay magan gelyo siyaasadeed oo uu ku sugnaa ilaa laga soo afduubay.
WAA KUMA TAAGEERAHA TRUMP EE HOGAAN KA U HAYA MURASHAXIINTA MADAXWEYNEN IMADA DALKIISA
Javier Milei oo ku faraxsan guushiisa
Qoraalka sawir ka,Javier Milei oo ku faraxsan guushi isa Siyaasiga mi digta fog Jav ier Mil ei, ee aadka ula dhacsan madaxwey nihii hore ee Mara ykanka Donald Trump ayaa helay codadka ugu bad an ee laga dhiibtay doorashooyinka is-reebre ebka ee dalkiisa Arjantiin.
Milei ayaa helay codad badan oo aan la filayn oo ah 30%, isagoo quusiyey siyaasi yiin safka hore ku jiri jiray. Warbaahinta Arjantiin waxay guusha Milei ku tilmaam een ”Dhuilgariir Siyaasadeed”.
Doorashooyinka is-reebreebka Arjant iin way ka duwan tahay kuwa ka dhaca dalalka kale, sababtoo ah ma jiro cid ka mid ah xubnaha xisbiyada oo laga mamn uucay. Waa mid u furan inay ka qayb gala an dadka xaqa u leh inay codkooda dhiib taan. Codbixintu, sidoo kale, waa mid kha sab ah.
Cid kasta oo ku guulaysata waxaa loo arki doonaa ijay ku soo bixi karto doorash ada madaxweynaha ee dhici doonta 22 Oktoobar.
Fikradaha dadka laga uruuriyey ka hor doorasho oyinka is-reebreebka waxay muuj inayeen in Milei uu ka dambeeyey wasiirka dhaqaalaha ee bidix dhexe Sergio Massa, iyo murashaxa muxaafidka Patricia Bull rich. Lakinse markii la tiriyey 97% codadkii la dhiibtay, Mr Milei wuxuu helay 30.06%, isagoo ka horreeyey Ms Bullrich oo heshay 28.27% , iyo Sergio Matta oo helay 27.24%
Wargeyska La Nación wuxuu ku tilma amay soo bixidda Milei ”Bar-gariir”.
Milei wuxuu ahaa shaqsi caan ka ah TV-yada. Inkastoo uu xubin ka ahaa aqal ka Koong areeska tan iyo 2021, misna wux uu jec el yahay inuu isu muujiyeo nin siyaa sadda dibadda ka jooga.
Wuxuu caan ku yahay jaakadaha isboor tiska Qoraalka sawirka,
Wuxuu caan ku yahay xirashada jaaka daha isbo ortiska
Aragtiyadiisa nidaamka ka soo horjeeda ayaa sii kiciyey carada ay codbixiyeyaasha Arjantiin ka qaa deen xukuumadda hadda jirta iyo tii ka horreysay oo ku guul darraystay inay xal u helaan mushaakilka dhaqaale ee Arjantiin.
Sicir bararka aya maraya 115%, mid ka mid ah afartii qof ee dalkaas ku noolna wuxu ku nool yahay saboolnimo. Lacagta dalkaas ayaa aad hoos ugu dhacday waxayna gaartay heer taageerayaasha dalaka kale uga yimaada inay cayaaro daawadaan ay jeexjeexaan lacagta dalka as ayagoo ku diganaya taageerayaasha Arjantiin.
Mr Milei wuxuu weerar xoog leh ku qaaday qolyaha uu xifaaltanka kala dhexe eyo ee xisbayada kale. Isagoo la hadlayey taageerayaashiisa ka dib doorashooyinkii is-reebreebka ee dhacay Axaddii ayuu ku yiri „waxaa no suu rto gash ay in aan dhis no waddo kale oo soo afjara ysa isku dul noolaanta, tuu ganim ada faquuqa siyaa sadeed ee maalaa-yac niga ah”.
siyaasadaha TrumpJavier Milei wuxuu aad ula dhacsan yahay siyaasadaha Trump
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Qoraalka sawirka, Javier Milei wuxuu aad ula dhacsan yahay siyaas adaha Trump
52 jirkaas wuxuu sheegay in haddii la doorto uu Meesha ka saari doono bankiga dhexe ee Arjantiin, uuna lacagta dalkaas ku beddeli doono Doollarka Maraykanka, hay’adaha dawala dda ee khasaaraha ku jirana uu qaramayn doono.
Wuxu kaloo Milei sheegay in uu dabcin doono xakamaynta hubka
Wuxuu weeraray tacliinta jinsiga ee iskuullada laga dhigo, taasoo u sheegay in ay burburinayso ”qiyamka qoyska”. Wuxuu diiddan yahay isbeddela ka cimilada. Wareeg labaad oo tartan ah ayaa dhex mari do ona afarta murashax ee ugu sarre ysa 19 Nofem bar hadii murashixiinta midko odna uusan gaarin 45% codadka la dhiibto, ama 40% oo uu ku hog aaminayo 10%.
Ayadoo iminka ay u dhaxeeyaan in ka yar 4% seddexda murashax ee ugu sarre ysa doorashoo yinka is-reebreebka, ayey u muuqataa wareeg lab aad la isla aadi doono. Arjantiin ma aha dalka kali ya ee siyaasi nidaamka diiddan uu ka xanaajiyo da baq adda siyaasadda hogaamisa.
Dalka Colombia ayaa murashaxa mada xa ban aan, Rodolfo Hernández Wuxuu si la yaab ku horm aray wareeggii hore ee doorashada 2022, laakinse wuxuu ku guu ldaraystay wareegii labaad oo uu ku soo baxay Gustavo Pedro. Sidoo kale dalka chile oo ware eggii hore uu ku guulaystay Jose Antonio Kast, ayaa wareeggi labaad waxaa kaga guulay stay Gabriel Boric ooXIGASHO:-BBC
MAXAAD KA TAQAANNAA FAA'IIDO OYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO CIIRTA AMA GAROORKA?
ka waxa laga sameeyaa caanaha lo'da oo la miiray, isla markaana la qamiiriyay.
Waxay leedahay dhadhan macaan oo inta badan waxaa loo isticmaali karaa in laga sameeyo mayoneeska ama jallaat ada.
Nafaqooyinka kujira caanaha ciir ta, waxaa ka mid ah.
Qaaddo (45g) oo caano garoor ah waxaad ka heleysaa:
• 60 kcal / 248 kj, • 2.6g borotiin, • 4.6g dufun, • 2.2g oo karboha ydr ayt ah, • 2.0g oo sonkor ah, • 57mg calcium, • 17.6mcg iodine
yogurt
Waxaa jiro noocyo dufan yar ama aan dufan lahayn oo caano garoota ah, laakiin maskaxda ku hay inay sidoo kale ku jiri karaan sonkor badan.
Kuwa soo saara waxay inta badan ku daraan sonkor si ay 'u sameeyaan' dha dhanka lumay ma rka dufanta kujirto caano garoorta la dhimo.
Isha wanaagsan ee borotiinka
Maeka la eego habka cadaadiska ee loo sameeyo caana garoorka, waxay si gaar ah u tahay isha ugu wanaagsan ee borot iinka noolaha, oo leh qiyaastii 5.7g oo bor otiin ah 100 g.
Sidoo kale waxaa jiro nooc kale oo loo yaqaan Skyr, tani wax ay la mid tahay caa no garoorka, waxayna si la mid ah ugu bad an borotiinka oo waxay leedahay ku dhawaad 10g oo borotiin ah 100gba.
Laakiin dufanku wuu ku yar yahay saba btoo ah waxaa laga sameeyey caano la kariyay.
Waxaa laga yaabaa inay caanaha ciirka ay u fiican yihiin caafimaadka lafaha
Yogurt ama caano garoorta waa il wanaagsan oo ka lsiyum, magnesium iyo fosfooraska kuwaas oo ah macdanta lagama maarmaanka u ah caafimaadka lafaha.Runtii, daraasaduhu waxay soo jeedinayaan in cuntooyinka ay ku jiraan caano garoorka laga ya abo inay taageeraan cufnaanta macdanta lafaha.
Marka la isticmaalo xiliyada ay jimicsiga samey neyso gaar ahaan waxa suura gal ah inay ka qeybq aataan taageeridda xoogga lafaha.
Waxaa laga yaabaa inay taageerto caafimaadka mindhicirka
yogurt
Yogurt-ka waxaa laga helaa bakteeriyada faa'iidada leh ee loo yaqaan 'probi otics', taas oo marka si joogto ah loo cuno laga yaabo inay taageerto ca afimaadka mindhicirka. In cuntada si joogto ah loogu daro cuntada ayaa waxay horseedeysaa in qeyb weyn ka qaadato caafimaadka mindicirka.
iska hubi inaad isticmaa sho caano garoor aan sokor lagu darin, sababtoo ah sonkortu waxay saameyn xun ku yeelan kartaa bakteeriyada ku nool dheefs hiidkaaga.
Waxaa laga yaabaa inay taageerto difaaca jirkaYogurt
Bakteeriyada faa'iidada leh ee laga helo cuntooyinka khamiirka leh, oo ay ku jiraan caano garoorka, ayaa laga yaabaa inay taageerto difa aca jirka. Waxay tan u qabataa dhowr siyaabood - marka hore iyada oo kordhinaysa wax soo saarka unugyada difaa ca sida unugyada dilaa ga dabiiciga ah, xoojinta xuubka min dh icirka iyo joojinta korita anka noocyada waxyee llada leh ee bakteeriyada.Caano garoorka sidoo kale waa isha ugu wanaa gsan ee nafaqooyinka difaaca sida zinc iyo seleni um.
Waxaa laga yaabaa inay taageerto miisaan caafimaad lehYogurt
Waxay qani kutahay borotiinka iyo kaalshiyamka, waxaa laga yaabaa inay kaa caawiso inaad appetite-ka cuntada. Sababtoo ah iisku darka nafaqooyinka kujira caano garoorka ayaa ka caawinayo kordhinta heerarka hormoonnada rabitaanka cuntada.
Ku daridda caano garoorka ee cuntadaada sidoo kale waxay laga yaaba in ay ka cawiso hoos u dhigida miisaanka jidhka iyo baruurta jirka iyo ware egga dhexda qofka.
Waxaa laga yaabaa inay faa'iido u leedahay caafimaadka wadnaha
In caano garoorka aad ku darsato cunnadaada ayaa laga yaabaa inay kaa caawiso yaraynta khatarta wadnaha iyo xididada oo ay ku jiraan cadaadiska dhiig ga iyo heerarka kolestaroolka.
Si kastaba ha ahaatee, ilaa ShalaY, natiijooyinka waa isku dhafan yihiin waxaana loo baahan yahay cilmi-baaris dheeraad ah.
Waxa laga yaabaa inay yareysoo hali sta nooca 2-aad ee xanuunka maca anka
Cunista caano garoorka ayaa qeyb ka qaadata yareynta khatarta ah inuu ku dhaco nooca 2aad ee sonkorowga, inka stoo saameyntan aan lagu arag cuntooyin ka kale ee caanaha. Garoorka amaba ciir ta ayay khubarradu sheegeen inuu hoos u dhigayo heerka sokorta ee dhiiggaaga.
Qof kasta ma cabi karaa caano garoorka?
Yogurt
Dadka xasaasiyadda ku qaba xasaasiy adda ku leh caanaha caanaha waa inay ka fogaadaan yogurt-ga Giriigga.
La hadal dhaqtarkaaga guud haddii aad isku aragto wax ku saabsan calaam adaha, sida cunaha oo xiin ama qufac, hin dhiso ama carrab cun cun ka dib mar kaad isticmaasho caano ama caano fadhi.
Inta badan, waxaa dhici karta fal-celin xasaasiyad daran, oo loo yaqaan anaphylaxis. Tani waa xaalad degdeg ah oo caafimaad waxayna u baahan tahay daryeel degdeg ah. ahaa hogaamiyihii ho re ee ardayda ee u janjeera garabka bidix.
XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSWPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA AGOOSTO 2023-KA
..