HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA AGOOSTO 2023-KA

0
Saturday August 12, 2023 - 08:15:07 in Wararka by
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA AGOOSTO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray Laan ta Bankiga Dhexe ee Galmudug

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Max amuud iyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md.Axmed Cabdi Kaariye iyo Gudoomiyaha Banki ga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxa med Cabdullahi ayaa si wadajir ah u xarigga uga jaray laanta Bangiga Dhe xe ee Dhuusamarreeb.

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxa muud ayaa Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ku amaanay inuu ka shaqeeyo ba ahinta xarumaha Bankiga Dhexe ee dalka oo laga hergelinayo xarumaha maa mul goboleedyada dalka.

Dhanka kale Madaxweyne Axmed Cabdi Kaa riye oo munaasabadda ka had lay ayaa sheegay inay ka reer Galmudug ahaan ku faraxsanyihiin is la markaana muhiimad weyn ay u leedahay in Bangiga Dhexe xaruntiisii Dhuusamareeb dib loo hawlgaliyo oo noqoneysa xaruntii ugu horreysay ee Bangiga Dhexe ee dib looga howlgaliyo meel ka baxsan Caasimadda Dalka ee Muqdisho.

Ugu dambentii Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabd ullahi ayaa dhankiisa xusay iney ka go’antahay sidii dib loogu howlgelin lahaa dham aan laamaha Bank iga Dhexe ee dalka uu ku lahaa si loo baa hiyo shaqooyinka Bankiga Dhexe.

Maxaa looga hadlay Shirka Dorraad ee Golaha Wasiirada Xukuumadda?

Shirka Golaha XFS oo uu guddoomina yey Ra ’Iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ans ixiyey Hindise sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.

Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasa aradda Haweenka iyo Xu quuqul Insaanka ayaa ah mid ilaalinaya xuqu uqda caruurta Soomaaliyeed, meeshana ka saaraya wax walba oo ku xadgudbaya xuquuqdooda.

Golaha ayaa warbixin la xiriirta amniga guud ee dalka iyo wajiga labaad ee how lgalka lagula dagaalamayo Al-Shabaab ka dhageystay Wasa aradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga.

Sidoo kale, Golaha ayaa la horkeenay warbixi nno la xiriira Guddiga Qiimaynta Amniga Xaruma ha Dowladda, Qorshaha Dardar-gelinta Dakhliga Gudaha iyo Hannaanka mideynta kormeerka & Qi ima ynta Qaran ee Qorshaha Horumarinta Qaran ka ee 9aad iyo Ilaalinta deegaanka oo ay soo ba ndhigeen Wasaaradaha Maaliyadda, Qorsheynta, Amniga Gudaha iyo Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada.

Xasan Sheekh oo sheegay inay qorshe u dejiy een la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu we hlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Gal mudug Axmed Ca bdi Kaariye Qoor qoor ayaa gud do omiyay shirka Gol aha Wasiirada he er Federaal & kuwa D/goboleedka Galmu dug.

Shirkan ayaa looga hadlay xaaladda amni, qorshaha waqtiga dhow ee xoreey nta deegaan nada ku jira gacanta Al-Shab aab iyo dardar gal inta abaabulka xooggan ee ka socda Galmudug, kaas oo ay dadka deegaanku kaga qayb qaadana yaan halganka dib u xoreynta dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo dul istaag ay marxaladihii uu soo maray daga alka ka dhan ahAl-Shabaab ayaa sheeg ay in dowladda Fede raalku ay dajisay siyaasad cad oo lagula diriraayo Al-Shab aab taas oo leh 3dhinac oo ku wajahan dhaqaalaha, fikirka iyo furimaha dagaalka, waxa uuna xusay in sida ugu dhaqsaha badan ay u bil aaban doonaan dhammeys tirka wajiga 1aad ee ladagaallanka Al-Shabaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qor shaha bixitaanka ciidamada ATMIS ee Soomaa liya iyo la wareegidda ciidamada Qaranka ee mas ’uuliyadda amniga dalka ayaa tilmaamay in dow laddu ay ka shaqeyneyso tayeynta iyo tababarka ciidadamada xoogga dalka oo guulo muuqda laga soo hooyay.

DFS oo faahfaahin ka bixisay howlgal ka dhacay D/Galhareeri

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya how lgal qorsheysan oo ay ciidamada DFS Dorraad ka sameeyeen degmada Galhare eri ee G/ Galga duud.

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaara dda Warfaafinta XFS ay aa lagu sheegay in howlgalka la gu beegsaday 3 xarum ood oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-sha baab oo ku yaala gudaha degmada Galhareeri.

Xarumaha howlgalka lagu beegsaday ayaa lagu kala sheegay garaash lagu diyaarinaayay wa xyaabaha qarxa oo lagu dhex burburiyay gaadiid badan iyo sidoo kale Bakhaar hub ka buuxa oo la gubay.

"Goobaha la beegsadey waxaa ka mid ah ga raash ay Khawaarijtu ku diyaari naysay waxyaaba ha qarxa, waxaana halkaas lagu burburiyay 7 gaa ri oo yaalay garaashka Goobta 2aad waxay aha yd bakhaar hub oo ay Khawaarijtu lahayd waana la gubay. Goobta 3aad waxaa u yaalay qalab caafimaad oo ay Khawaarijtu si gaar ah u isticm aalaysay" ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta.

Waraaxafadeedka ayaa sidoo kale lagu she eg ay in DFS ay ka go'an tahay iney laba jibaarto da gaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda guud ahaan gobolada dalka.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-

R/W/ Xamse oo ballan-qaaday in hoos loo dhig ayo kharashaadka badan ee la gu tago Xajka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xamsa Cabdi Bar re ayaa ka qeyb-galay munaasa bad lagu soo gun aanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, ta as oo lagu qiimeynayey qor shey aasha hirgalay iyo caq ab adihii soo food-saaray xuje yda Soomaaliyeed.

R/Wasaaraha ayaa sheegay in sannadkan wax badan laga qabtay hagaa jinta hawlaha xajka ee dadka Soomaaliy eed, dowladduna ay dadaal badan ku bixis ay sidii ay uga hortagi lahayd dhib aatooyin badan oo soo food saari jiray xujeyda Soomaaliyeed inta aysan ka dhoofin dalka iyo markii ay gaaraan dhulka barakaysan ee Xaramka.

Sidoo kale, R/W..Xamsa ayaa tilmaa may in hoos loo dhigay kharashaadkii ku bixi jiray Xaaj iga Soomaaliyeed sanadkan in ka badan $700, walina ay Xukuumaddu ku sii dadaaleyso sidii loo sii yarayn lahaa qiimaha, halka guddi loo saaray korjoogt eynta adeegyada, Tayada iyo xaaladda nol oleed ee Xujeyda Soomaaliyeed ee soo guda naysa Acmaasha Barakaysan ee Xajka.

Wasiir Fiqi "Waxaa jira kooxo Soomaali ah oo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab"

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedara alka Soo maaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay iney jiraan koox uu ku tilmaamay manaxayaal maafiya ah oo ka daran kuwa Ururka Al-shabaab.

Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheeg ay in dagaal ay la gali do onaan kooxdaan uu ku sheegey iney yihiin kuwa si weyn baraha buls hada ugu dhex buun buu niya marka uu khasaaro ka soo gaaro ciidanka xoogga dalka weerarada kooxda Al-shabaab.

"Waxaa jira kooxo aan Khawaarijta aheyn oo xoriyad dalalkooda ku haysta oo Soomaali ah oo jecel askari marka la dilo in meydkiisa soo dhig aan sida Al-Shabaab-ka usoo dhigaan oo kale, oo marka baabuur ciidanka laga qabsado jecel inay buun-buuniyaan baaburkaasi" ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi.

Wuxuu ku hanjabay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya in dadkaasi ay dowladda ka qaadi do onto talaabo adag, islamarkaana ay la gali doon aan dagaal la mid ah kan Al-shabaab ay kula jirto.

"Waa kuwa jecel in Khawaarijta noo joogto. Arr inta Shabaab oo laga guuleysta u arka Madaxwey ne Xasan Sheekh oo arrin hela, uma arkaan dhib aatada Khawaarijta ee la qabanayo ee waxay ka fiiranayaan siyaasadda ay uga aragti duwan yi hiin, Waxay rabaan in ciidank eena guul-dareysta an oo Khawaarijta guuleystaan, kooxahaas ka aamus ma mudna oo meelaha lagu arka iyaga oo wax qoraya, iyaguna dagaalka qeyb ayay ka yih iin” ayuu yiri Wasiir Fiqi. sidoo kalena xusay in ko oxdaan baraha bulshada ku buun-buunisa Al-sha baab inay rumeysan yihiin in siyaasad ahaan ay kaga soo hor jeedaan Madaxweyne Xasan Sh.oo haatan Dhuusamareeb u jooga dardar gelinta dag aalka ka dhanka Al-shabaab.


Xukuumadda oo weli Dhuusamareeb ka wada Abaabul dagaal ka dhan ah AS

Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuu rka XFS, Xasan Macallim Maxam uud, ayaa M/ Dhuusamareeb ka wada abaabulka duullaanka dowladdu ay horumuudka ka tahay ee lagu xor eynayo deegaannada Al-Shabaab kaga sugan yihiin maamulkaasi

Wasiir Xasan Macallim Maxamuud ayaa Habeen hore hoyga uu ka deganyahay Dhu usam areeb kula ku lmay odaya asha dhaq anka, qaar kamid ah was iirrada iyo xildhib aannada Gal-mudug iyo dhal linyaro.

Kulanka ayaa qeyb ka ahaa kulamada joogta da ah ee wasiirku la yeelanayo qey baha bul shada ayaa looga hadlay arrimo badan oo khusee ya xoreynta oo ay kamid tahay in dhammaan bul shadu ay wadajir uga qeyb qaadato howl-galka, si dadka deegaanku ay u gaaraan horumarka ay u baahanyihiin.

Howl-galka qeybtiisa duqeynta cirka ah ayaa Dorraad bilaawday, waxaana la filayaa sida ay DFS in duulaanka dhulka ah uu isna dhawaan bila awdo.

Wasiir Cadaala "Waxaan cambaareyna yaa fal kii foosha xumaa ee lagu dilay ca rruurta, waa nna ka Tacsiyeeynayaa

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfa afinta XFS Mudane C/Raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka qeybgalay xaflad ka dhac day Degmada Cad aado ayaa ku amma anay maamulka iyo bulsha da halkaasi horumarka ay ka sameeyeen degma daasi iyo dadaalka ay ugu jiraan in ay wax la qey bsadaan degmooyinka kale ee dalka.

Wasiir Caddaala oo si ga ar ah uga hadlay shaqa aq ooyinka ka jira gobolka ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabad da,isla markaana la iska qabto cid kasta oo horsed ka ah colaad dhexmarta dad ka walaalaha ah ee ku sugan G/ Gaalgaduud.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafi nta XFS Mudane C/Raxmaan Yuusuf Al-Cadaala Ma hadcelin odoyaasha dhaqan ka oo uu tilmaamay inay yihiin kuwo ka shaqeynaha wadajirka iyo wa da nool aanshaha bulshada wada dega gobolka

NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhig tay Gaari Qaraxyo lagu soo raray

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay inay deegaanka Ceelasha-Bi yaha ee duleedka M/Muqdisho ku qabatay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

"Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ku sug an deegaanka Ceelasha-Biyaha ayaa gacanta ku dhigay gaari siday wal xa ha qarxa,” ayaa lagu yiri qoraal lagu baa hiyay bo gga ay NISA ku leedahay shabak adda X oo hore u aheyd Twitter.

Taliska hay’adda NISA ayaa sidoo kale sheeg ay in ciidamada ammaanka ay tooga sho ku dil een darawalkii waday gaariga qaraxyada siday ee gacanta lagu dhigay, kadib markii uu darawalk aasi isku dayay inuu baxsado.

"NISA waxaa ka go’an ka hortagga iyo fashilin ta dhammaan qorshayaasha ay argagixisadu isku dayaan inay dadka ku dhibaateeyaan.” ayuu raa cisay qoraalkan.

Sawirada gaarin iyo muuqallo waxya abaha qar xa ayaa sidoo lagu soo bandhi gay bogga NISA

Saadaq Joon oo shaaciyey ciqaab ka dhalatay carruurtii lagu laayey

Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Jo on) oo Cadaado uga qeyb galay xaflad sanad gu uro ah oo golaha deegaanka degmadaas ay dhigt een ayaa ka hadlay carruurtii dhawaan lagu laay ey deegaanka Kaxandhaale ee waqooyiga gob olka Galgaduud.

Saadaq Joon ayaa sheegay in dhibaato xoog leh ay ka dhalatay carruurtii lagu laayey ay laayeen maleeshiyaad ka tirsan beeshiisa.

"Ilmihii lagu laayey meeshaan waa dhinteen, laakiin ilmihiina ayaa u ciqaaban Dorraad, dadka miyaga jira ilmahooda hadda waa la ilaaliyaan, si aan looga aarsan dhibaatadii aad geysateen,” ay uu yiri Saadaq Joon oo la hadlaayey dadka reer Cadaado.

Wuxuu intaas ku sii daray in carruurta beesha Saleebaan ee ku nool miyiga hadda lagu waardiy eeyo qoryo, isla markaana laga saaray dugsiyadii ay dhiga jireen, iyadoo cabsi laga qabo in laga aar guto.

"Carruurtii waa disheen, laakiin ciqaab adduun ayaa idinka idin heysata, raggii dilay magacyad ooda waa lasoo qoray ee la wadaaga hey’adaha amniga si loo soo qabto idinkuna aad uga nasat aan carruurt aan aad qoryaha ku waardiyeyney saan,” ayuu yiri Xildhibaan Saadaq.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay inuu ku kalsoonyahay in Galmudug iyo DF ay soo qaba doonaan raggii dhibkaas geystay, "Hadaa qarsatii ragaas cadaaladu waa kala dheeraa kartaa, laa kiin hadaa hey’adaha amniga ku garabsiisaan waa ka baxaysaan dhibkaan.”

Danta dadka reer Cadaado wuxuu sheegay in aysan ku jirin in sidaan lahu sii jiro, "U daneeya carruurtiina qoryahaan aad ku waardiyeysaan idinku intaa iska dili la heydeen,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Saadaq Joon.

Galmudug ayaa ciidan u dirtay raggii dilay car ruurta si loosoo qabto, hadda waxaa socda baadi goobka kooxdii dishay carruurtaas oo gaareysay shan carruur ah oo dugsiley ah.

Nin ganacsade ah oo la dhashay Wasiir ka Ca daaladda K/Galbeed oo Muqdisho lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay Dorraad halkaas ku dileen nin gan acsade ahaa oo lagu magacaabi jiray Isaaq Aad an Cali oo loo yaqiinay Garroow.

Marxuum Isaaq Aadan Cali ayaa la sheegay inuu la dhashay Wasiirka Cadaa ladda maamulka Koonfur Galbeed Soom aaliya Ibraahin Aadan Ali Najax.

Dilka marxuumka ay aa la sheegay inuu dhac ay xili uu kasoo baxay Masjid ku yaala xaafada Taleex ee degmada Hodan oo uu kusoo Tukaday Salaadii Jimcaha.

Taliska qeybta guud ee ciidanka Boolii ska g obolka Banaadir ayaa shee gay in ciid anka Boolii ska degmada Hodan ay gacanta ku dhigeen mid ka mid dab leyda dilka u geysatay gana casadaha, islamarka ana la horgeyn doono Cadaaladda.

"11/08/2023 Abaaro 13:30pm, Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir Gaar ahaan ciidanka saldhigga boliiska degma da Hodan ayaa gacanta kusoo dhigay dha gar-qabaha sawirkiisu hoos idin ka muu qdo. Dhagar-qabahaan ayaa dil u geystay ganacsade soomaaliyeed, waxaana la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh hadduu alle idmo" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir.

Muqdisho waxaa mudooyinkii dambe ku soo kordhaayay falalka la xariira amnida rada ee isugu jira dilalka, qaraxyada ay geysanayaan koo xda Al-shabaab iyo dha ca ay geysanayaan burcada hubeysan.

Guddoomiyaha SODM oo Daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bini’a adamni mada ee Galmudug

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musii boyinka Qaran ka Soomaaliyed ee SODMA Md. Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Dorraad M/ Dhuusamareb ee Xarunta maa mulka Galmudug waxa uu ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadamnim ada ee Galmudug.

Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Wasiir adda Gargaarka,Beeraha,Cafimaadka,iyo masuulim ka le oo katirsan Maamulk aas ,wakiilo ka socda hay ’add aha deeqaha bixiya iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan hay’adda SODMA.

Shirkaan waxaa looga hadlayaa xaala da bini’aa damnimo ee ka jirta Galmudug,

ka hortaga Aafooyinka,iyo u diyaar garo wga sidii gargaar deg-deg loo gaarsiin la haa deeganada dhawaan khawaarijta laga saari doono oo ay ugu horeyso Ma gaal ada Ceelbuur.

.Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soom aaliyeed ee DANAB ayaa howlgal miino baaris ka sameeyay degaanka Daaru-nimco iyo degaan nada ku dhow dhow, halkaas oo mararka qaar la gu arko Xubno katirsan Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa inta ay baaritaanka wadeen waxay ku guulaysteen ineey miin ooyin ka saa raan wadooyinka soo gala deegaanka iyo kuwa ka ba xa oo ay isticm aalaan dad ka rayidka ah ee ku dhaqan deegaanka daaru nimca iyo deegaanada u dhaw.

Saraakiisha howlgalka hoggaamine ysay ayaa shegay in Al-Shabaab ay wadoo yinka iyo gooba ha ay isticmaan dadka shacabka ah geliyaan mii nooyin ay doona yaan ineey ku dhibaat eeyaan shacabka Soomaaliyeed

ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo u ta agan badqabka muwaadiniinta soo maaliyeed ee ku dhaqan deegaanada laga xureeyay Al-Shab aab, aagaasi ka nadiifiy een miinooyinka ay cada wga ummadda soomaaliyeed ku aaseen ayaa la gu yiri” War kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada.

Ugu dambeyn Saraakiisha Ciidanka Kumaand ooska DANAB waxaa ay shee geen inay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee laga fulinayo degaannada iyo degmooyinka Gobolka Shabeellaha dhexe ay kaga sugan yihiin Al-Shabaab.

Howlgalkan ay Ciidamada DANAB ka samee yeen degaannada Gobolka Shab eellaha Dhexe ayaa kusoo aadaya xilli diya ar garoowgii ugu da mbeeyay ee ku aadan wajiga labaad ee howlgal ka ka dhanka ah Al-Shabaab uu ka socdo degaano iyo degmooyin ka kala tirsan Gobolada, Hiira an Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.


Ciidamada oo gacanta ku dhigay nin fudude eyay ismiidaamintii Jalalaqsi

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Macawiisleyda ee ka hawlgala Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa Habeen hore fiidkii gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay inuu hagayay ninkii ismiidaam inta Khamiistii ka gaystay degmadaasi.

Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi, Nuur Maxamed Absuge (Nuur Dheere) ayaa xaqiijiyay in uu xiran yahay ninkaasi, oo sida uu sheegay fududeeyay weerarkaasi.

Nin xirnaa jaakadda ka sameysan walx aha qa rxa ayaa isku qarxiyay maqaaxi laga cunteeyo, la guna shaaho oo ku taala degmadaasi, xilli uu ku sugnaa Gudoomiye Nuur Dheere.

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in barti lmaame edku uu isagu ahaa, balse uu Alle ka badbaadiy ay dhagartii cadowga, inkastoo sida uu xaqiijiyay uu dhaawac fudud ka soo gaaray qaraxaasi.

"Nimanka target-ka ayay lahaayeen, Ilaahay baana fashilay.” Ayuu yiri Gudoomi yaha oo int aasi ku daray "Bartilmaam eedkooda aniga ayuu ahaa, Ilaahay baana iga bixiyay.

Marka meesha waxa fadhiyayna waa aniga, ilaaladeedii iyo dad aan qaraabo nahay oo dadka cadowga la dirira ah.”

Gudoomiyaha ayaa sheegaya inaanu ismiida amiyuhu iska iman goobtii uu ku sugnaa, balse uu jiro nin kale oo arrintaasi fududeeyay, kaas oo si da uu sheegay ismiidaamiyaha gaari ku keenay goobtaasi, isagiina uu hadda xiran yahay.

"Cadowga si toos ah asagoo lugeynaya muusan soo gelin goobta ee nin ayaa soo qaaday oo mee sha aan joogay iigu keenay oo xiriirkaas la lahaa, asagana wuu ii xiran yahay.” Ayuu yiri Gudoomiy aha oo VOA la hadlay.

Waxa uu sheegay in ismiidaamiyaha lagu hag ayay teleefanka gacanta, wax walbana ay ku cad yihiin baaritaanka lagu sameeyay teleefanka uu watay ninka hadda xiran.

Mar wax laga weydiiyay qaabka uu qaraxu u dhacay ayaa waxa uu yiri "Qaraxa waxa uu ka dha ay meeshii aan fadhiyay meel 5-10 tallaabo u jirto, aniga ima uusan aqoonin, laakiin nin la tilma amayo ayuu ahaa. Marka kursigii aan ku fadhiyay ayaan ka istaagay, niman odayaal ah ayaan la istaagay oo la hadlayay, ninkii siduu u soo orda yay kursigii ayuu soo kor istaagay, ilaaladii qolo ka mid ah ayaa qoryo u qaadatay, wiilaa isku dhi gay oo qorigii xitaa uu kula qabsaday, qorigii iyo asagiiba waa baaba’een oo waa jajabeen. Kals ooni saas u buurana ma qabaan, ninkan qarxay naftigiisa asagoo qaylinaayuu qarxay oo cabsi ay aa haysay. Marka bartilmaa meedkii ay lahaay een maysan helin.”

Nuur Maxamed Absuge (Nuur Dheere), Gudoo miyaha Degmada Jalalaqsi ayaa tirada dadka ku dhintay qaraxaasi ku shee gay 8 qof, oo isugu jira ilaaladiisii iyo dad rayid ah.

Illaa sagaal qof oo qaraxa ku dhaawac may ay aa dhaawacooda loo qaaday dhinaca Magaalada Muqdisho, si halkaasi lagu la tacaalo xaaladooda caafimaad.

Su’aal ahayd inta uu le’egyahay dhaawaca soo gaaray oo Nuur Dheere la weydiiyay ayaa ku jaw aabay "Dhaawacayga waa dhaawac iska yar waa kan hadda aan kula hadlayo, markiiba anigoo dhii gayga uu socdo meeshii aan joogay ayaa la igu daweeyay, waxa yarka ahna faashadaa la iga sa aray, bir ayaa ku jirto wax kalena ma ahan, awa lna birarkaan horayee iigu jiri jireenoo qaraxa horaa u aqiinayoo dhowr jeeraa qarax ka badba aday.” Nuur Dheere ayaa sheegay in Dorraad la ga bilaabo ay dhankooda ka bilaabi doon aan we jiga labaad ee hawlgalka lagu la dagaalamayo ma leeshiyada Al Shabaab, isagoona ku hanjabay in ay u aargudi doonaan raggii kaga dhintay qaraxii Dorraad.

Laamaha Amniga Galmudug iyo Maam ulka do wlad degaanka oo ka wada hadl ay amniga xaduudaha

Taliyaha Saldhiga Booliiska degmada Caab udwaaq ee Gobolka Galgaduud oo ay Wehlina yeen Saraakiil Ciidan iyo ma dax Qaybeedka Am niga Xaduudaha maa mulka Degmada Caabud waaq ayaa kulan looga hadlayay iskaashiga dhi naca amniga iyo wada Shaqaynta waxaa ay san tarka Duuban kula qaateen masuuliyiin iyo saraa kiil ka socotay Dowlad degaanka Sooma alida.

Kulanka ayaa looga hadlay wada Shaq aynta Amniga xaduudaha iyo Xal u helida Qul-qulka Da warsadayaasha ka ima anaya Itoobiya ee xadka kasoo tilaabaya, kuwaas oo u baahan in laga hortago.

Kulanka Labada dhinac ayaa isla laaq atay in si wada jir ah looga wada shaqe eyo Nabad gal yada iyo in Ciidamada deeg aanku xakameeyaan Dadka kasoo jeedo Itoobiyaee kasoo Gudbaayo Xadka.

Ugu Dambeyn labada dhinac ayaa isku afgar ta in laga wada shaqeeyo sugida Amniga xaduud aha oo mararka qaar ay ka dhacaan falla amni darro , isla markaana gacanta lagu soo dhigo dad ka ka dambe eya falalkaas amni darro.

Xadka u dhaxeeya Gobolka Galfaduud iyo dhul ka dowlad degaanka Somaalida ayaa waxaa ma rar badan ka dhacay dilal la xiriiray aanooyin qa biil oo uu ugu dambeeyay kii dhawaan lagu dilay 5 Carrruurta dugsileyda aheyd, kuwaas oo weli aan gacanta lagu dhigin maleeshiya adkii ka dambeeyay.

Saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo la siiyay shahaadooyin howl-karnimo ah

Maamulka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa shahaado sharafyo gu ddoonsiiyay saraakiil sare oo kaalin weyn ka soo qaatay guulaha how lgallada ee laga gaaray dag aalka lagula jiro Al-shab aab.

18 ka mid ah saraaki isha sarsare ee ka sha qeey a Hawlgalka Ku meel gaadhka ah ee Midowga Afrika ee Soomaa liya (ATMIS ),ayaa haatan baneynaya xilkooda, ka dib mariii ay dhameysteen socdaalkooda sha qo oo qaatay muddo hal sano ah.

12 ka mid ah saraakiishaan ayaa kasoo jee da Kenya. Lixda sarkaal ee kale waxay ka kala yi maadeen Benin, Nigeria, Uganda, iyo Zimbbwe ,iyagoo la tilmaam ay in shahaadooyinkaasi ay ku ku mutey steen adeeggooda muhiimka ah ee hawlg alka nabad ilaalinta Soomaaliya.

Maj. Gen. Ngendabanka oo wakiil ka ahaa Er geyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam Okid ing ayaa uga mahadceliyey saraakiisha sida gaarka ah ay uga qeyb qaateen nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya. "Waxaan fursaddaan u ga faa’ideysana yaa inaan idiinku hambalyeeyo dadaalka aad u gasheen soo celinta nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika,” ayuu yiri Maj. Gen. Marius Ngen dabanka, oo ah taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS ee u qaabilsan howlgallada iyo qorshaya asha.

Munaasabaddaan oo lagu qabtay Xarunta AT MIS ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay Taliye ku xigeenka Ciida mada ATMIS, Saadka iyo Taakuleynta Maj. Gen. Peter Kimani Muteti.

Somaliland oo faahfaahisay weerar lagu afduubtay gaadiid

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu hor raysay faahfaahin ka bixisay, dab ley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd hay’adda samafalka ee Halo Trust, hal kaas oo ay ka kaxaysteen laba baabuur oo ay hay’addu laha yd, iyo weliba mid ka mida da rawaladii gaadiidkaas.

Falkan ayaa ka dhacay go bolka Daad-mareer, waxaana xukuumadda Som aliland ay sheegtay inaanay jirin cid ka baxsan dablaydaas oo ku lug lahayd weerarka, iyada oo Dorraad la sii daayey darawalkii u shaqaynayey shirkadda Halo Trust oo dhaawac ah.

"Gaadiidka la kaxaystay illaa haatan gac anta laguma soo dhigin, waxaana haw shan gacanta ku haya ciidamada ammaa nka ee Somaliland oo ay wehelinayaan ciidamada booliska ee deegaan ka [uu weerarku ka dhacay]. Dawladda Somalila nd waxaa ka go’an in ay cadaaladda horkeento dadkii ka dambeeyey falkaas” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda arrimaha debedda ee Somaliland.

Wasaaradda arrimaha debedda iyo iskaashi ga caalamiga ah ee Somaliland ayaa sheegtay in ay ” u xaqiijinayso dham maan muwaadiniinta iyo hay’adaha ajneb iga ah, in arrintani ay ahayd dhacdo gooni ah”

Hay'adda caafimaadka adduunka (WHO) oo sheegtay in ay 30 qof Soomaaliya ugu Geeriy oodeen Cudurka Daacuunka

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ay aa waxay sheegtay inay waddo dadaallo lagu bad baadinayo nolosha, loogana hort agayo faafitaan ka cudurka daacuunka ee Soomaaliya.

Warbixinteeda 7baa dlaha ah oo ku sa ab san daacuunka, ayaa WHO waxay shaaca kaga qaadday in lagasoo bilaabo usbuucii ugu ho rreeyay ee sanadkan 2023, ay jireen 11,704 xaal adood oo looga shakisan yahay daacuunka, kuw aas oo laga diiwaan geliyay Soomaaliya.

Hay’addu waxay sheegtay inay jiraan 30 qof oo u geeriyooday cudurka Daacu unka.

235 kiis oo cusub oo looga shakisan yahay oo aan dhimasho lala xiriirin ayaa laga soo sheegay 28-ka degmo oo ay abaaruhu saameeyeen dabay aaqadii bishii Luulyo ee sannadkan.

Hay’adda WHO iyo la-hawlgalayaash eeda ca afimaad waxay sheegeen inay sare u qaadeen hir gelinta tallaabooyinka wax ka qabashada faafita anka daacuunka.

Howlo badan ayaa ka socota dowlad goboleed ka Jubaland oo hadda ah xud unta cudurkan, sida ay hay’adda caafim aadku ay sheegtay


MAXAY YIHIIN HADALLADA LAGA HAYO RA'IISUL WASAARE XAMSE EE SABABAY IN UU SOO GABYO


Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya

XIGASHADA SAWIRKA,OPM SOMALI

Article information, Author,Abdijaliil Osman

Role,Weriye, Twitter,@Abdijaliil

Ra'iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gabayga oo ku jiray khudbad uu madasha ka jeediyay ku yidhi:

"Urdufka iyo kuwaan howl-lahayn ha i haliigeene, Habankiyo kuwii layska ha dhay hay huruuf eene, Hawaasheen war-xuma wii lac iyo been-hawaaskuye, Wuu hagaagi wana agg aan hammiyey waa horeeto eh.”

Ma ahan markii ugu horreysay ee Ra'iisal Was aar aha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uu fagaa rayaasha kaga jawaabo falcelin ka dhalatay hadallo hore uu uga jeediyay fagaarayaasha kala duwan, ba lse waa markii ugu horreysay ee qaab suugaan ah uu ku cabbiro dareenkiisa ku aadan sida loo faaqido khudbadihiisa.

Ra’iisul Wasaare Xamse

XIGASHADA SAWIRKA,OPM SOMALI

Hadallada kale ee hadal ha ynta dhaliyay ee uu jeed iyay Ra'iisal wasaare Xamse Ca bdi Barre waxaa ka mid ah aa:

MEYDKA BAXSADAY

Dhamaadkii bishii Luulyo, Ra’iisul Wasaare Xam se Cabdi Barre, oo ka hadlayay Degmada Heliwaa , gobalka Banaadir ee caasimada Soom aliya ayaa waxaa halmar sidii dabka u faafay had al kasoo baxay Ra'iisal Wasaaraha oo ku aada naa sida uu uga walaacsan yahay shaqsiyaad ka baxsaday Wa axda Dembi-baarista (CID) ee Soo maliya kuwaas oo ku eedeysnaa danbiyo la xidh iidha dil ay gay steen iyo kuwa aan weli gacanta laguso dhigin.

Raisulwasaare Xamse ayaa sheegay in uu ka seexan wayaay iska markaana uu la murugooday in dad danbiyo culus galay ay ka baxsadaan gac anta laammaha ammaanka, isla markaana warbi xinadii loo soo gudbiyay lagu muujiyay baaxada dhacdo oyinkaasi.

Khudbadda Raisulwasaaraha oo lagu baah iyay bogga rasmiga ah ee xafiiska warfaafinta ayu u had alkiisu ku bilaabay "Subax kasta waxaa la keenaa warbixin, xaley maxaa dhacay, ama Afar iyo Labaa tankii saac ee laga soo gudbay maxaa ka dhacay magaalada? markii aan aqriyay waxaa ii soo baxday in seddax maalmood oo isku xigta aan tiriyay dad aan ka yareyn dhowr iyo Laabatan qof oo dhimatay, oo la leeyahay haddana wey ba xsadeen, Wuu dhin tay waa baxsaday, Maydka wa xaa la leenay, C-I-D-da Waa baxsaday kii kale waa baxsaday”.

Hadalkaan oo qeybtiisa hore oo la jarjaray lag una baahiyay baraha bulshada ayaa ujeedada uu ka lah aa raisulwasaaruhu ay aheyd in dadka ka baxsaday gacanta laamaha ammaanku ay yihiin dadkii dan biga gaystay ee aanu aheyn meydkii, isla markaana si qaldan loo dhigay hadalka.

Raisulwasaaraha ayaa sheegay in ay qaateen in suurtagal aanay ahaan karin in dad gaystay danbiyo dil ah ay ka baxsadaan gacanta laamaha ammaanka gaar ahaan waaxda danbi baadhista.

DHAQAATIIRTA DADKA NOOLEYSA

Hadalka kale ee sida weyn baraha bulshada lo ogu faafiyay ayaa ahaa mid lagala soo dhex bax ay khudbad uu Raisulwasaare Xamze ka jeediyay munaasabad xarigga lagaga jarayay Xarunta Ba ngiga Dhiigga Qaranka oo lagu qabtay magaa lada muqdisho toddobaadkii hore. Xamse Cabdi Barre, Raisulwasaaraha xukuumada ayaa shee gay in Soomaliya ay ahayd dal ku jiro sida uu ha dalka u dhigay "waaxda adeegga deg dega ah” ee ICU-da oo ula jeediyay marxa lada uu dalku soo maray, isla markaana hadda ay dadka soom aaliyeed iyo dowladnimadiiba ay soo kabana yaan. "Waxaynu nahay waddan burburay oo dhibaa to weyn soo gaartay, oo Afartii waxood oo aan lah eynba ay qallaleen oo ay I-C-U-da ku jiraan , mar ka maalinba midbaa inoo dhaqaaqeysa oo aan la baxeynaa, Lug baa inoo boodday, mid baa inaga jaban wali, halmar kama istaagi karno laakin wax aa Ilaah mahadii ah in si tartiib ah ay lugaheena iyo gacmaheena u soo noolaanayaan” ayuu yidhi raisulwasaaraha oo u muuqday mid kusii muu soonaya hadalkaasi.

Dad u badan dhalinyaro ayaa sidoo kale hadalk aan si weyn ugu wadaagay baraha bulshada ee lagu wada xidhiidha.

AAN U NOOLAANO SIDII BINI’ADAMKII

Markii ugu horreysay ee baraha bulshada uu ku faafo hadal maad loo dhigay kaasoo kasoo ba xay Ra’isulwasaaraha oo la xidhiidha marxalada ha kala duwan ee dalka waxaa ay aheyd Decem ber 2022kii markaa oo khudbad uu ka jeediyay madal looga hadlaayay arimaha amniga uu ka sheegay Ra’isulwa saaruhu in la joogo xiligii umm adda Soomaaliyeed ay ka fakari laheyd aayahee da isla markaana si dha bah looga wada hadli lah aa xuquuqda ka maqan danyarta Soomaaliyeed.

Khhudbadda Ra’isulwasaaraha oo dheerayd ayaa waxaa ku jirtay qeyb u dhigneyd 'waxa la soo gaarey xiligii aan go'aansan lahayn in aan u noolaano sida bini'aadamku unool yahay''

Hadalkaan oo uu Ra’isulwasaaruu kaga ha dlaayay marxaladaha kale duwan ee ka taagan dalka ayaa sidoo kale waxaa lagu faafiyay baraha bulshada iyada oo ay ka dhasheen falcelinno kala duwan.XIGASHO-:BBC

Ecuador oo lagu dilay musharax madaxweyne iyo xaalad degdeg ah oo la soo rogay

Madaxweynaha xilkakasii dagaya ee Ecuador Guillermo Lasso ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo socon doonta muddo 60 maalmood ah, ta asoo jawaab u ah dilkii caasimadda Quito loogu gey stay Fernando Villavicencio oo ahaa murashax mad axweynanimo.

Musharaxa Villavicencio oo ah 59 jir waxa uu ah aa nin si aad ah u dhaleeceeyay musuqma asuqa iyo dambiyada ababulan waxaanala dilay maalinim adii Dorraad xilli ay socdeen xaflado loo sameeyay olo lahiisa.

"Ciidanka qalabka sida ayaa hadda la howlgaliy ay si loo dammaanad qaado amniga muwaadiniinta, xasilloonida dalka iyo doorashooyinka soo socda oo la filayo inay dhacdo 20-ka Agoosto,” sidaasi waxaa yiri madaxweyne Lasso.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ay aa sheegay in Rabshadahaas ay ku dhaawacmeen sa 9 Qof oo kale oo ay ku jiraan musharax u tartamay ey G/sharcidejinta iyo2 Askari oo Boolis ah.

"Aad ayaan uga careysannahay oo aan uga nax ay dilkii loo geystay musharax madaxweyne Fernan do Villavicencio. Waxaanna tacsi u dirayaa xaaskiis a iyo gabdhihiisa,” Lasso ayaa sidaa yiri.

Xukuumad Cusub oo looga dhawaaqay dalka Niger

Golaha Milliteriga ee la wareegay Tala da dalkaa si ayaa waxay Dorraad oo kham iis ah ku dhawaaqe en dhisma ha Xukuu mad Cu sub oo ka ko oban 21 Wasiir. Had al laga ba ahiyey Telefi shinka Qaranka Niger ahaa lagu sheegay inuu R/wasaare Cali Mahaman Lamine Zayn hoggaamin doono Xukuumadda Cusub, iyad oo2 Jeneral oo ka tirsan Golaha Milliteriga loo maga caabay Xilalka Wa saaradaha Difaaca & Arrimaha Gudaha.

Magacaabistan ayaa timid, 2 isbuuc ka dib markii ay G/Milliteriga Niger afgembiyeen Madaxweynihii si da Dimuqraadiga loo soo doortay ee Mohamed Baz oumbishii la soo dhaafay ee July 26-dii. Afgembiga asi waxaa horkacayey Taliyihii hore ee Ciiddanka Ila alada Madaxtooyada ee dalkaasi, Jen. C/raxmaan Tajiyani.Dhanka kale, Hoggaamiyayaasha dalal ka xu bnaha ka ah Urur-Gobaleedka ECOWAS waxay Dorraad oo Khamiisah Kulan ku leeyihiin Caasi mad da dalka Nigeria ee Abuja. Kulankaasi ayaa looga tashanayaa Tall aaboo yinka ka dhan ah Golaha Mil literiga ee Afgembiga ku qabsaday dalka Niger.

Milliteriga Israel oo dil iyo dhaawac u geystay Muwaadiniin Falastiin ah

Nin Falastiini ayaa geeriyooday, halka afar kale na lagu dhaawacay Hawlgal ay Milliteriga Israel Hab een hore ka fuliyeen Xerada Qaxootiga Tulkaram oo ku taalla Waq ooyiga dhulka La-haysto ee Daan ta Galb eed ee Falastiin.

Ilo-wareedyo la had lay Wakaallada War ar ka Fal astiin ee WAFA ay aa shee gay in Marxuu mka la dilay lagu magacaabi jirey Maxamuud Jiha ad Jara ad oo 23 jir ahaa. Hawlgalka Askarta Israel waxaa kaloo ku dha awacmay 4 Falastiini ah oo mid ka mid ah ay xaa lladiisu aad u liidato.

Si kastaba, Tirada Guud ee Muwaad iniinta Re er Falastiin ee ay Askarta Israel ku dileen Dhulal ka La-haysto tan iyo bilo wgii sanadkan waxay gaarayaan ugu yaraan 220 qof.

53 rux oo ka soo jeeda muslimiin Mayan mar oo ku waxyeeloobay shil doon

Meydadka 23 qof oo muslimiinta Rohingya ah oo ka baxsanayay gobolka Rakhine ee dalka Mya nmar ayaa la soo saaray, kaddib markii ay la deg tay dooni yar oo ay la socdeen.

30 kale ayaa wali la la ’yahay, halka 8 qofna lagu soo waramayo in ay ka bad baadeen shilk aasi ,wa xa ana dadka raka abka ah ee la socday doontaasi ay ahaa yeen dhowr iyo konton qof.

Dadkaasi muslimiinta ah ee ka soo jeeda May anmaar ayaa la sheegay in ay ku socdeen Male esiya.iyagoo ka ka baxsa naya cadaadiska Myan mar iyo xeryaha qaxootiga ee Bangladesh. Sannad kasta kumann aan Rohingya ah ayaa isku daya safar halis ah oo loo marayo dhanka ba dda ,iyadoo ujeedku ya hay in ay gaaraan Malay sia ama Indone sia.

Muslimiinta Rohinga waa qowmiyad laga tiro bad an yahay ,waxana qaar badan oo ka mid ah dadkaa si u qaxeen Dalka Bangladesh sanadkii 2017-kii si ay uga baxsadaan olole xasuuq ah oo ay geyste en militariga Burma.

Muslimiinta ku haray Myanmar ayaa sidoo kale isku dayayay in ay baxsadaan halkaasi laga soo bil aabo afgambigii militariga ee 2021-kii illaa hadda.

Mareykanka Iyo UK Oo War Kasoo Saar ay Xaa lada Sii Xumaaneyso Ee Itoobiya

Mareykanka iyo UK ayaa ku biiray sadex waddan oo kala ah Japan, Australia iyo Nezealand, kuwaas oo walaac ka nuujiyay xaaladda amni ee sii xumaan eysa ee dalka Itoobiya. Rabshado dhawaan ka dhac ay gobollada Oromada iyo Amxaarada, "ayaa horse eday dhimashada dad shacab ah iyo xasilooni dar ro”,ayaa lagu yiri bayaan wadajir ah oo ay soo saar een jimcaha Dorraad.

Khubarada arrimaha xuquuqda aadanaha ee Q/M., ayaa hore u sheegtay "inay ka walaacsanyi hi in” xaaladda amni darada ay Itoobiya waja hayso, iyagoo dowladda ugu baaqay inay xaalad deg deg ah ku soo rogto gobolka Amxaarada oo uu dagaal haatan ka socdo.

Dhanka kale, Israel ayaa shaacisay inay soo da ad gureyneyso in ka badan 200 oo isugi jira muw aadiniinteda iyo dadka ka soo jeeda qowmiyadda yu huuda ee ku nool laba magaalo oo ku yaala gobol ada dalkaas. Gobolka Amxaarada ayaa waxaa ku nool kumanaan qof oo ka soo jeeda qowmiyadda yuhuudda.Gobolkaas waxaa ka socda oo weliba sii xoogeystay dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo malee shiyaadka fano oo ah maleshiya ad deeg aanka ah oo ka dagaalama gobolkaas.


MAXAAD KALA SOCOTAA SANNADKA CUSUB EE SOOMALIDA?


Istunka waa caado dhaqameed lala xiriiriyo Sannadka DabshidkaX

IGASHADA SAWIRKA,WIKIPEDIA

Qoraalka sawirka,

Istunka waa caado dhaqameed lala xiriiriyo Sannadka Dabshidka

Article information

Author,Abdijaliil Osman

Role,Wariye

Twitter,@Abdijaliil

Badanaa waxaanu maqalnaa bilashada sanadka cusub sida Calendarka islaamka iyo Kaalendarka laga isticmaalo waddam ada reer galbeedka iyo meelo kale oo badan oo dunida ka mid ah ee la yidha ahdaa tirsiimada Gregory (Gregorian Calendar), balse ma ogtahay in uu jiro sa nad gaar ah oo ay Soomaalidu tirsadaan?

Calendarka Soomalida oo ku beegan 1114 ayaa bilowday 17ka bishii Luulyo ee naga dhamaatay, waxaana xeeldheerayaa sha dhaqanka bulshada ay rumeysan yihiin in la joogo xiligii si rasmi ah loo dhaq an gelin lahaa adeegsigiisa iyo looga shaq eeyo xarumaha dowlada.

Soomaalida waa dad dhaqan ahaan aan hidde u lahaan jirin inay wax qoraan. Taasi waxay had iyo jeer sababtaa inay lumaan taariikhda asal-raaca ah ee ay leeyihiin bulshooyinka noocan oo kale ah "oral society”.

Gaar ahaan soomaalida oo ay u dheer tahay reer guuraannimo waxaana fagaara yaasha sanad walba lagu soo bandhigaa doodo la xidhiidha dhaqanka iyo Afka Soomaliga, kuwaas oo u baahan in dib loo eego, isla markaana la keydiyo si loo gaadhsiiyo jiilalka cusub iyo kuwa soo socda.

Cilmi baadhayaal ka tirsan xarunta Akademiyadda dhaqanka fanka iyo suugaanta Soomalida ayaa sanadihii u danbeeyay ku howlanaa cilmi baadhis qoto-dheer oo ay ku mideynayeen sannad dhaqmeedka Soomaalida iyo tirsiga bilaha u gooniga ah afka Soomalida.

Xarunta Akademiyada Afka Soomaaliga o aanu wax ka weydiinay tirsiga sanadka Soomalida ayaa sheegtay in 17 Luulyo uu si rasmi ah u bilowday kaalendarka soomaalida oo haatan tirsigiisu maraayo 1114.

Dhulka Soomaalidu ku nooshahay badankiisa waxaa laga isticmaalaa labada tirsiimo ee Gregorian-ka iyo Islaamka. Halka had iyo jeer dowladuhu ka isticmaalaan habeentiriska Gregorianka, dadwaynuhu waxay gooraynta ku xusan diinta Islaamka (ramadaanka, bixinta sekada, xajka, ciidaha, iwm), iyo goobaha diinta (Masaajidka, Malcaamadaha qaark ood, iwm) u isticmaalaan habeentiriska islaamka, taas oo marar badan ku riddaa jaha wareer dadwaynaha, oo lagaba yaabo inaanay da'yartu aqoonin ba tirsiimada kaalendarka islaam ka

Maxay yihiin hadallada laga hayo Ra'iis ul wasaare Xamse ee sababay in uu soo gabyo

Kal-tirsiga Soomaalida (Somali Calendar)

MUQDISHO

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Maxamuud Cabdi cusmaan oo ah cilmi baadhe ka tirsan Akademiyada dhaqanka, fanka iyo suugaanta oo aanu wax ka weydiinay tirsi sanadeedka Soomalida ayaa sheegay "in kal tirsigaan uu yahay mid guun ah isla markaana ay ka soo bilaabeen tirsigiisu, Geerida Boqorkii Kushaatika u danbeeyay.

Maxamuud Cabdi ayaa sheegay in magacyada loo yaqaanno bilaha ay ku kala duwan yihiin degmooyinka ay Sooma alidu degto, isla markaana ay ku dhalisay in ay qaataan tirsi guud oo mideyn kara Ummada Soomaaliyeed "Waxaan qaada nay, Bill Kow ilaa Bil Laba iyo Toban, intaas oo dhanna Soomali ayaa heshiis ku ah si aan uga fogaano in deegaan gaar ah meesha laga saaro” ayuu yidhi.

"Taarikhdaan waxaa aan tirsigeeda kasoo bilownay diiwan gelinta Boqorkii ugu danbeeyay ee Kuusheetiga ,taa oo ku beegneyd aaqirka dowladii Cabaasyiinta” ayuu hadalkiisa raaciyay Aqoonyahan Maxamed Cabdi.

Arrintanu waxay sal ku leedahay habdha qameedka habeentiriska Soomaalida oo ku koobnaa bisha iyo maalmaha. Waxaa kale oo ay qabaan aqoonyaha nada dhaqanka in tirsigaanu ay Soo malidu la wadaagaan bulshooyinka kale ee gobalka sidan Sudan, Itoobiya iyo Masar. Akademiyada Afka Soomaaliga ayaa sheegtay in ay keydisay taarikhdaan isla markaana looga fadhiya dowladda hirge linta Kalenderka Soomalida " Ma noqon doonto mid lagu ilaawo madxafyadda, 70-yadii ayaa la diiwaan geliyay tan aan hay sano, sidii ayay noqon doontaa waxayna noqon doontaa wax xarumaha dowladda looga shaqeeyo oo fulin ayay u baahan tahay” ayuu yidhi Maxamuud Cabdi oo la hadlaayay BBC-da

Sida uu sheegay Maxamuud, gooraynta soomaalidu ayaa aheyd mid aan laheyn bar bilow, sidaa darteed aan loo helin tirsiimo sannadeed oo la’isku racsan yahay. Halka Soomalida miyigana ay tirsan jirtay xilli, "dhererka xilligaasi wuxuu ku xidhnaa dhacdo gaar ah. Waxaa inta badan lagu magaacaabi jirey xilli kasta dhacdooyinka yimaadda (xilli barwaaqo ah, mid abaareed, mid colaadeed, dayax madoobaad, iwm)”.

Cilmi baare Maxamuud Cabdi Cismaan

XIGASHADA SAWIRKA,MAXAMUUD

Qoraalka sawirka,

Cilmi baare Maxamuud Cabdi Cismaan

Dabshidka ama Nayruuska

"Dabshidku waa bilowga sannadka habee ntiriska Soomaalida. Aqoonyahan dhaqa meedka bulsho reer guura ah u go’aamiya habeenka dabshidku wuxuu isticmaali jirey, isugaynta bilaha qun-dhalad iyo kuwa toomman oo isku noqda 354 cisho, markaas buu ku dari jirey 11 cisho dham maadka bisha carrafo. Halkaas buu wuxuu si lama-ilduufaan ah ugu simi jirey bilowga sannad qorrexeedka (xilliga roobka).

Markaa, tusaale ahaan, bisha dabs hidku soo galayaa wuxuu is beddelaa sadd exdii sannadoodba mar. Marka kow aad wuxuu dhacaa bisha horraant eeda, sann adka ku xigana bisha badhtankeeda, sann adka saddexaadna dhammaadka bisha.

Sannadka afraad buu u gudbaa bishaa bisha ku xigata, kuna nagaadaa saddex sannadood” sida uu xusay Jama Musse Jama, oo ah cilmi-baadhe ahna Agaasimaha Xarunta Dhaqanka Hargeysa.

XIGASHO-:BBC



Haweeneey XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Sida ay qortay warbaahinta Norway, haweeneey Soomaaliyeed oo 36 jir ah magaceedana aan la xusin ayaa booliska socdaalka ee waddankaasi waxay u tarxiileen Soomaaliya kadib markii lagu helay dambiyo la xariira argagixisanimo.

Sanadkii 2019 kii ayaa maxkamad la soo taagay haweeneydaa, waxaana lagu xukumay saddex sanoo oo xabsi ah, taas oo ciqaab u ahayd ku biiritaankeedii ururka ISIS. Inkasta oo ay ayadu iska diiday dhamaan eedeymihii loo jeediyay.

Inta uu kiiskeedu ka socday maxkamadda ayaa waxaa la soo bandhigay afarriimo ay dad kale kala hadlaysay ‘weeraro’ ay ka gaystan gudaha Norway. Wada hadalkaan ayay haweeneydu ku tiri dagal yahan ajanabi ah: "Waa inaad igu xirto qof I caawiya, qof kasta ayaa og in ay wanagsan tahay in la xasuuqo gaalada halkaan joogta intii aan banana u aadi lahayn kuwa kale”. Masuuliyiinta Norway ayaa sheegay in ay mar hore ogaayeen in haweeneydaan ay Qatar ku tahay amniga dalkooda, ayna aad isugu dayeen in ay ka masaafuriyaan dalkooda. Balse waxay diiday in ay marnaba si iskeed ah uga tagto waddanka.

Xabsiga ayaa laga sii daayay bishii Maarso ee sanadkii 2021 kii iyada oo xilligaas kadib ay dawladda hoose ee Oslo guri dajisay.

Warbaahinta qaranka ee Norway ayaa horaan u qortay in haweeneydaan ay xiriir la sameeysay jihadi lagu magacaabo Arfan Bhatti.

Wadahadal ay booliska Norway aamineen inuu dhexmaray Bhatti iyo koox kale ayaa la sheegay in lagu wargaliyay ninkaan in walaal’ ka timid Soomaaliya ay qaad doonto weerar argag ixiso iyada oo ku filin doonta bamka la isku miineeyo. Hadalo ay kamid ahaayeen: "Waxay ila tahay inay suunka qaraxa qaadi karto” iyo "Hubka fudu ayay ku tababaran kartaa” "Arrintaan ayay goor hore igala hadahsay” ayaa waxaa qoray qofka ay boolisku aaminsan yihiin inuu yahay Bhatti. Maxaa ku dhacay ninkii Biden ugu hanjabay in uu Dorraad 'toogan doono'?

Goorma ayay timid Norway?

Oslo Sida ay qortay warbaahinta Norway haweeneyda ayaa waxay iska dhiibtay dalka Norway sanadkii 2013 kii, iyada oo u sheegtay dawladda in hadii ay Soomaaliya sii joogi lahayd dhagax lagu dili lahaa, maadaama ay guurstay nin iyada oo nin kale qabo. Xilligaas ayaa la siiyay ogolaanshaha kumeel gaarka ah ee deganaashaha Norway, iyada oo qaxooti ah.

Markii ay ka soo baxday xa bsiga oo haayd sanadkii 2021 kii, waaxda soc daalka ee Norw ay ayaa go’aan sa tay inaysan qa sab ku celin Karin maadaa ma ay wali u ba ahneyd in la ila aliyo.

Waxaa laga baqay in hadii la celiyo loo loogu halis laga yaabo inay noqoto dil, ciqaab iyo ciqaabo kale oo bani’aadanimada waxyeeleynaya” sida ay sheegeen masuuliyiinta Norway. Boolsika Norway ayaa sheegay in sii deynteedii kadib ay dib xiriir ula sameysay Arfan Bhatti, qatarna ay ku tahay amniga boqortooyada Norway.

Kadib amar xiritaab ah oo ka soo baxay maxka madda degmada Oslo, ayaa boolisku sheegeen in faahfaahin qaldan ay shaqsiyadeeda ka bixisay haweeneydaan.Ugu dambeyn ayaa loo masaafu

riyay Soomaaliya.XIGASHO-:BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip