
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.Times Daily NewsPepar ee Maanta oo ah Arbaco 9-ka Agoosto 2023-ka Mahadsanidiin
RW Xamse oo Qaabilay Safiir ku-xigeen ka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya
R/Wasaaraha Xukuumadda JFS, Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihay aha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Marey kanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Sha ne Dixon, oo ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo wajiga labaad ee ho wlgalka ka dhanka ah Al-shabaab.
R/Wasaaraha ayaa dow ladda Mare ykanka uga mah adceliyey taageerada dhin acyada kala duwan leh ee ay siiyaan Soo maaliya, gaar ahaan dhanka ho rumarinta, amniga, la dagaallanka Al-Shabaab iyo arrimaha bani’aadamminimada.
Md.Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoosta ka xarii qay sida ay uga go’an tahay Xukuu madda Dan Qaran dadaallada ku qotoma dagaalka.
Dhankiisa, Danjire Dixon ayaa ku bog aadiyey Dowladda Soomaaliya dardargeli nta dagaalka ka dhanka AL-Shabaab iyo qorshayaasha la xiriira barnaamijyada mu dnaanta u leh dowladda Soom aaliya.
Guddoonka labada aqal ee Baarlaman ka oo ka wada hadlay dib u eegista Das tuurka iyo shaqooyinka ay wadaagaan
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaa nka JFS Md. Sheekh Aadan Maxa med Nuur ( Ma doobe ) oo ay wehliyaan ku xigeenadiisa ayaa Do rraad kulan la qaatay guddoomiyaha golaha aqal ka sare Senoter Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeenad iisa.
Kulanka guddoonka labada aqal ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta lab ada gole ee Baarlamaanka dalka, habra aca dib u eegista dastuurka KMG ah ee dalka iyo arrimaha hor tabinta u leh shaqo oyinka Baarlamaanka 11-aad ee JFS.
2da aqal ee Baarlamanka ayaa xoojina ya wad ashaqaynta ka dhaxaysa si loo da dajiyo sharci yada muhiimka u ah dalka iyo dib u eegista Dastuurka, kuwaas oo aan dhammaystirmaynin haddii aysan labada goleba marin ama u baahan inay wadajir fadhi uga yeeshaan.
Masuuliyiin kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale
Madaxweynaha Dowladda HirshabeelleCali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Sha riif Sheekh Ax med ayaa Dorraad kormee ray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Deg mada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- ga bo marayo.
Booqashadaan loogu kuurgalayay Dhi smaha Garoonkaan waxaa ka qeyb ahaa Wasiiro, Xildhib aano, Gudoomiyaha Gobo lka Shabeellaha Dhe xe, Saraakiil iyo Mas uuliyiin kale, waxaana shirk ada gacanta ku haysa dhismaha garoonkaan diy aaradeed ay ka warbixisay marxaladaha uu soo ma ray iyo xiliga la filayo in lasoo gaba-gab eeyo.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in garoonkan diyaaradeed uu muhiimad gaar ah uga fadhiyo bulshada ku nool Deegaa nadaan isagoo ugu baaqay inay ka shaqe eyaan nabada iyo xasiloo nida si loo gaaro horumar bulsho.
Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo kulan wada tashi ah la yeeshay Wasiir ka qorsheyn ta XFS
Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS Md., Baashe Yuusuf Axmed ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qaabbilay Wasiirka Qorsh eynta XFS Md .Cabdiraxhman Beene Beene.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa la-tashi ay Wasaaradda Qorshe yntu Garsoorka iyo Bahda Cada aladda kala samaynaysay qa ab dhismeedka sida loo maamulayo dee qaha caalamiga ah.
Kulanka, ayaa sidoo kale, waxa goob jo og ka ahaa Wasiirka Cadaaladda iyo Arr imaha Dastuur ka XFS Md, Xasan Maca llin, guddoomiyaha Max kamadda Racfaan ka iyo mas’uuliyiin kale, waxaana la isla gartay sidii door muhiim ah ay uga qaadan labaayeen arrimaha deeqaha.
Senator Sareedo oo arrin culus ku eedeysay hoggaanka Puntland
Senator Sareedo Maxamed Xasan Jeyte oo la ga soo doortay Puntland ayaa soo saartay qoraal garnaqsi ah oo ay ku muujineyso culeyso mad axtooyada Pun tland ka heysta xubnaha baarla ma anka Soomaaliya ku metela qabaa’ilka dee gaan ada maamulkaas
Senator Sareedo waxay qoraalkeeda ciwaan uga dhigtay "Mashaariicda arrim aha bulshada yaan la siyaa sadayn.” Waxay sheegtay in xildhibaanka laga soo doo rto Puntland markii uu yimaado Muqdisho ay san u sahleyno in uu wax u soo dhiciyo dadkiisa, iyad oo sheegtay inay caqabada koowaad kala kulm aan mada xda Puntland.
"Xildhibaanka dawladda federalka soo aada ma rkuu halkaan yimaado stateku waxay dhahaan adi gaa is matala, marka sidee nalooga filanayaa ina an dad lamid noqono oo wax soo dhicinno oo u dagaalanno deegaankeenna iyo dadkiisa maba haysto garab iyo gaashaan tone?” ayey tiri Sen ator Sareedo.
Waxay sheegtay in maamul goboleed yada kale ee dalka ay xildhibaanada ku matala dowlad da federaalka mashaarii cdooda u dhiciyaan, bal se Puntland madax wayne kasta oo yimaada uu yiraahdo "aniga mooyaane cid kale oo PL mata sha ma jirto.”
"Hadhow baa lagu oranayaa maxaad Puntland ku soo celisay oo maxaan soo celiyaa state aan matalo meesha maba joogee? Xamar waan iska joogaa uun, sida aan ognahayna Puntland meel qof aqoon leh uu shaqo ka waayo ma ahan,” ayey tiri Senator Sareedo.
Sidoo kale Sareedo waxay intaas ku sii dartay in dadka reer Puntland ay ka xay iran tahay ma shaariic badan, iyadoo saba bta ku sheegtay in hoggaanka Puntland aysan fasixin wax aysan dan ugu jirin. "Dorraad waxaa xaniban dhamaan ma Shaari icdii dadwaynaha PL anfacsan jireen, waxayna rabaan hogaanka PL in la soo daayo midii ayaga jeebkooda wax u taraysa, bal midda bulshada wax u tara ysay fasaxa oo macalimiinta qaata, oo ma shruucii biyaha sii daaya, oo kii caa fimaadka sii daaya, markaas kaalaya kist iina qaa ta,” ayey qoraalkeeda ku tiri Sare edo Max amed Xasan Je yte oo ka mid ah Senatorada laga soo doortay Puntland.
laftagareen oo sheegay inay isku fura yaan wa ddada xiriirisa Baydhabo & Buurhakaba Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Ma xamed ( lagtag areen) ayaa sheegay in ay isku furi doonaan wad ada xiriira Magaal ooyinka Baydhabo iyo Buurhak aba ee G/Baay. Madaxweynaha oo ku sugan D/ Buur-hakaba ayaa sheegay in Ciidanka Dar aawi ishta K/Galbeed ay heys taan dhiirigelin uga imaan eysa Bulshada iyo DFS, loogana baahan yahay in Ciidamadu ay isku furaan wadada xiriirisa Baydhabo iyo Buurhakaba.
Wuxuu sheegay in aysan macquul aheyn in Diyaarad lagu kala tago M/loyinka Baydhabo iyo Buurhakaba, balse ay muhiim tahay in Gaadiid lagu dhexmaro wadadaas.
Macallimuu oo dood ka keenay magacya da guutooyinka cusub ee ciidanka Xoogga
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalli muu oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka falceliyay magacyada qaar ee loo bixiy ay guutooyinka cusub ee ciidamada Xoo gga dalka, kuwaas oo loogu magac daray qaar kamid ah saaxabadii Nabi Mux amed NNKH, sida Cumar Binu Khadaab, Cali Bin Abii Daalib iyo Khaalid Binu Waliid
Macallimuu ayaa arrin tan su’aal ka keen ay, is aga oo yiri "Sow ma noq on karo Isla am Soomaa li ah?”.
Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday wa xa xilli gan kusoo beegay in magacya dad an la adeegs ado, isaga oo tiilmaamay inay yihiin kuwii ay jecle ysteen xubnahaAl-Sha baab.
Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in arrintan ay tahay su’aal taagan oo muuji ne yso in la’is dhii bay, sida uu hadalka u dhigay.
"Sow ma noqon karo Islaam Soomaali ah? Ma xaa keenaya in guutooyinkii CXDS xilligan aan u gu magac darno magacyadii ay jecleysteen amii rada Shabaab. Guutada 28aad ee Abu-Cubeyda waan maqlaayay . Ma is dhiibinay?” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray.
Dhawaan ayaa waxa la shaaciyay mag acyo cusub oo loo bixiyay guutooyin ka tirs an ciidam ada Xoogga dalka Soomaaliy eed, kuwaas oo horey aan loogu bixin jirin, waxayna arrintan timid xilli dalka uu ka socdo guluf dagaal oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.
Guutooyinka qaarkood waxaa hadda la geey ay furimaha hore dagaalka, si ay ula diriiraan Al-Shabaab oo laga xoreynayo So omaaliya, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.
Magacyadan kuwo kamid ah, waxa hor ey xery ahooda tababarka iyo unugyado oda dagaalama ula baxay ururrada islaami yiinta ah ee ka daga alama Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliyeed ayaa dhan keeda qabta in magacyada wanaagsan si kasta oo ay Al-Shabaab ula baxeen inay sax tahay in loo bix iyo ciidamada Xoogga dalka.
Afhayeenka Wasaaradda G/dhiga Jan. C/hi Cali Caanood ayaa sheegay in magacyadan cus ub horey aan ciidanka loo gu bixin jirin, balse uu aad u soo dhaweyna yo in hadda lagu baraarugo magacyadan oo uu yiri wadamo badan oo islaam ah ciid ankooda iyo kuliyadaha ciidamada, way u bixiyaan, isagoo tusaale u soo qaatay Suc uudiga iyo Iiraan. "Aad baan ugu faraxsanahay, in hadda guut ooyinka qaar loo bixiyo Cumar Binu Khada ab iyo Cali Bin Abii Daalib, dad isl aam ah weeye, innagu markii hore waxan ula bixi jirnay dadkeenii halyeeyada ahaa iskuulada, jaamacadaha iyo kuliyadaha ciidamada” ayuu yiri.
Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo sheeg tay inay gargaar u diyaarisay dee gaanada Khawaarijta laga saarayo
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiib ooyinka Qaranka Soomaliyed mud ane Maxam uud Macalim Cabdulle ayaa Dorraad waxa uu boo qday Baqaarka kayd ka xarunta dhexe ee hay’ ad da oo ay ku jiraan qeybaha kala duwan ee raa shi nka, kaas oo loogu talagalay in dhawaan loo daa bulo deeganadii khawaarijta laga saaray iyo kuwa maalmaha soo socda laga xore yn doono
Guddoomiye Maxamuud aya a sheegay in ka hay’add ahaan ay u diyaar garoobeen sidii gargaar u gaarsiin la haa magaalooyinka iyo deeganada gobolada dal ka ee dhawaan laga xoreyn doono Khawaarijta ar xanka daran ee Al-shabaab oo ay ugu horeyo magaalada Ceelbuur.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in marwalba ay ka go’antahay u gargaaridda bulshada Soomaaliy ed, waxaana u sheegay in malamaha soo socd ana gargaar mucaawino ah ay u daabuli donaan magalaada Lascaanood oo shacab badan oo dag aalada halkaas ka socda saameyni ka soo gaa rtay ay tubanyihiin banaanka magaaladaas.
Gguddoomiaha ayaa ugu baaqay sha cabka Soomaaliyed in ay ka qeyb qataan gurmadka loo fidinayo walalaha Soom aaliyed ee dhibaatada mudada badan ay ku hayeen argagixisada Al-shabaab.
Tartan Qura'aanka Kariimka ah oo Min nesota lagu soo gabagabeeyey
Waxaa magaalada Bloomington lagu soo gaba gabeeyay tartankii Quraanka, kaas oo maamulka North America Imamu shaatibi ay qabtaan sanad walba. Tartank aan sanad laha ah ayaa lagu qabt ay lab ada magaalo, ee Burnsville iyo Bloomi ngt on oo ka wada tirsan Gobolka Minne sota. Tartan kan ayaa soo maray heerar kala duwan, balse ha dda maraya meel aad u sarreysa
Gabar yar oo Soomaali ah ay aa gashay kaalinta koobaad ee qaybta 30-ka jus oo ku guuleysa tay tartankii Imamu Shaadhibi, meesha dhinaca wiilasha 30-ka juz uu ku guuleystay Imran Duka, oo ka yimiday go bolka New Jersey.
Yusra Abdurahman Abdillle ayaa masrax ay fa dhiyaan kummanaan muslimiin ah hor tooda lagu guddoonsiiayay furaha gaari cu sub oo soo baxay sanadkan 2023, nooci isuna uu yahay Toyota Ca mry oo Soo maalidu ay aad u qaataan.
Waa fursad taariikhi ah inuu shahaa dada guu sha guddoonsiiyay Yusra, Sheikh al-muqri Ahmed Ciise al-Macsaraawi oo ka mid ah culumada caal amka ugu sarreysa dhinaca aqoonta Quraan ka iyo culuum tiisa.
Yusra Abdurahman Abdille, waa gabar yar oo Somali-Mareykan ah oo ka timid gobolka Washin gton, ee dalka Mareykan ka. Waxay ku guulaysa tay kaalinta kooba ad ee tartanka Quraanka Kari imka sanad kaan 2023-ka, ee Waqooyiga Amer ica Imamu Shadhibi, kaasoo Dorraad la soo gab agabeeyay Kaddib muddo 7aad ah markuu ka so cday goblka Minnesota, oo ay Soomaalidu ku xoo ggan yihiin.
Ka dib markii natiijada la shaaciyay ayay Yusra nooga warrantay dareenkeeda. "Alx amdu liLaah! Ilaahay aan ku mahadinaa”, ayay tiri Yusra. Sidoo kale, waxa ay sheeg tay inay dhiirrigelinta ugu ba dan ay ka he shay waalidkeed oo ay sheegtay in ay in badan la dadaaleen. Iyadoo qof walba uu isweydiin karo gabadh yar oo ku dhalatay dalkaan Mar eykan inay ku guulaysato kaalinta 1aad ee 30-ka juz ee Quraanka, ayaa haddana aaney la dhayalsan karin dadaalka macall imiinta Quraan ka iyo waalidka ardayda tartanka ka qayb qaad ata sanad walba.
Fatuma Qasim, hooyada Yusra, ayaa bogga galisay gabadheeda ka dib marka la guddoonsii yay abaal-marinta. Hooyo Fat uma Qasim ayaa Hiiraan Online uga war rantay dareenkeeda iyo dadaalkii ay geli say gabadheeda
guuleysatay. "Waa alxamdu liLaah”, ayay ku celcelisay dhowr jeer. Sidoo kale, waxa ay shee gtay in gabadha aabbeheed uu dadaalka qayb weyn ku lahaa, oo uu u dadaalay Yusra oo mar kaan kaliya aanan guuleysan.
Yusra hooyadeed Fatumo ayaa sheeg tay in ay gabadheeda ku dhalatay Marey kanka, lakin tartammo Quraan oo kale oo badan ay ku guu leyatay dhawr jeer.
Kulankaan ayaa isu keenay dad ka kala yimidd ay meelo kala duwan, waxaana mid eeyay jacay lka ay u qabaan Quraanka. Ja wiga goobtaan wax aa hareeyay qiiro iyo xa maasad ay ku dheehan tahay dareen leh khushuuc iyo dhiirigelin dhif iyo naadir ah. Waa tan natiijada ka dhalatay waalid il mih hisa ku taageeray xifdinta Quranka Kariimka ah.
Mohamud Dulyadeyn, Minnesota, USA
Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka in ay hub ku iibsatay dhaqa alihii loogu talo galay mashaariicda dalka
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay DFS in ay isbaaro siyaasadeed u dhigatay mashaar iicda horumarineed iyo deeqaha caalamiga ah ee ma gaca Soomaaliyeed lagu bixiyo.
Wasiirka maaaliyadda Puntland, Maxa med Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa had alkaan ka sheegay M/ Garowe, wax yar ka dib markii golaha wasii rra da Puntland ay ku dha waaqeen golaha horumarinta dhaqaalaha Puntl and.
Wasiir Maxamed Dhabancad waxa uu ku ee deeyay Dowladda federalka Soomaal iya, in ay hub ku iibsanayo dhaqaalaha lo ogu talo galay in ummadda Soomaaliyeed wax loogu qabto.
"Meeshii la rabay DFS inay noqoto hannaan wax fududaynaya, waxaa muuq ata inay caqaba do ka imaan ayaan. Taasna waxay dhibaato ku ta hay dowlad goboleedyada, kuwaas oo 90% gac anta ku haya masuuliyada dowliga ah ee adeeg bixinta,” ayuu yiri wasiir Dhab ancad.
Wasiirka maaliyadda Puntland wuxuu ka loo sheegay, Dowladda federalka inay mashaariicda siiso hay’addo aan la aqoon. Arrinataas oo uu sh eegay in ay keenayso in mashaariicda waawayn ee dhaqaalaha badan uu ku baxo, ay noqdaan kuwa aan laga helin waxtarkii loo baahnaa.
Si kastaba ha ahaatee, Puntland iyo DFS wax aa ka dhex taagan khilaaf siyaas adeed oo aan weli xal loo helin.
4 kamid ah xaasaska horjoog ayaal Sha baab ah oo maxkamadda ciidamada lasoo taagay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soo maaliya ayaa Dorraad lasoo taagay 4 haween ah, kuwaas oo ah xaasaska horj oogayaal katirsan kooxda Alshabaab.
Caasho Muxidiin Maxamuud, Khadro Maxamed Ciise, Na ciimo Faarax She ikh-doon iyo Sahro Ciise Xuseen, ayaa lagu soo eedeeyay inay qar inayeen horgooja yaasha Alshabaab, ayna marin habaabiy een hay’adaha anmniga.
Haweenkan waxay maxkamadda ka qirt een in ragga qaba ay katirsan yihiin Alsh abaab, inkas too qaarkood ay sheegeen in aanay xog badan ka haynin markii hore. Waxayse beeniyeen inay ku taagarayeen ama kula shaqeynayeen Shabaabni mada raggooda.
Xeer ilaaliyaha maxkamadda ayaa she egay in haweenkan duurka loogu gayn ji ray horjoogayaa sha qaba. Xeer ilaalintu waxay sheegeen in hawe enkan lagu qabtay iyagoo la socday gaari ka yi mid de gaanka kuunyo Barow ee gobolka Shabee ladda hoose.
Gaariga ay la socdeen ayaa lagu helay jawaa no ay ka buuxaan waxyaabaha loo adeegsado sa maynta qaraxyada. Daraw alkii gaariga ayaa ka mid ah dadka maxka madda lasoo taagay.
Darawalka ayaa ku andacooday in qala bkan loogusoo dhiibay inuu ku wareejiyo ganacsade ku sugan suuqa bakaaraha.
Si kastaba ha ahaatee, dhegaysiga maxkama dayntooda ayaa lasoo gabagab eeyay, waxaana gudoomiyaha maxkam addu uu sheegay in xuk unka dib kasoo saari doonaan.
Xoogag ay qayb ka yihiin Xerta Ahlu Sun na oo lagu soo bandhigay Degmada Wisil
Xoogagan ayaa gelinkii dambe ee Isniintii lagu soo bandhigay Degmada Wisil ee Gobolka Mu dug, ka dib in muddo ah oo halkaasi lagu abaab ulayay. Xoogagan oo ku hubeysan hubka noo cy adiisa kala duwan iyo gaadiidka dag aalka ayaa la gu soo bandhigay fagaare ku yaala degmadaasi.
Xoogagan ayaa loo diyaariyay in ay gac an ka gaystaan wejiga labaad ee hawl galka maleeshiy ada Al Shabaab lagaga saarayo koonfurta gobo lkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in xoogagan ay qayb ka yihiin Xerta Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ee deegaan ahaan ka soo jeedda Degmada Wisil.
Xerta Ahlu Sunna ayaa muujiyay, sida ay diya arka ugu yihiin in mar kale ay wajahaan malee shiyada Shabaabka.
Xertan ayay dadku xusuustaan in 27-kii bishii June ee sanadkii 2021 ay ka horta ggeen weerar qaraxyo ku bilowday oo Sha baabku ku qaadeen Wisil. Xertan ayaa ka tirsan Xoogagii Ahlu Sunna ee kala irdho obay, ka dib markii Dowladdii Mad axweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dowlad Goboleedka Galmudug ay Maam ulkii Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe kala wareegeen magaalooyinkii ay ka arriminayeen.
Xoogaga reer Wisil ayaa lagu wadaa in ay la hawlgalaan Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dar aawiishta Galmudug, oo ay tahay in ay qabtaan deegaanada dhaca koonfurta gobolkaasi.
Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoo gga Dalka ayaa la filayaa in ciidamadaasi uu siiyo a marka ay ku xoreynayaan deeg aano ay ka mid yihiin Caad, Cammaara, Dabagalo, Dumaaye, Ba caadweyne iyo Shabellow.
Abaabulka iyo diyaargarowga ciidan ee ka jira deegaanada Galmudug ayaa waxaa abaabul kooda door muuqdo ku leh oda yaasha beelaha iyo maamulada degm ooyinka.
Odayaasha ayaa la sheegaya in ay wax ka ho ggaamin doonaan hawlgalkan, oo horseedaya in muddo shan iyo toban sano ka dib Shabaabka laga xoreeyo deegaa nada Galmudug.
Inkastoo Shabaabku ay muddo dheer carqal adeynayeen amniga iyo deganaan shaha dalka, haddana sanadkan waa kiisii ugu xumaa ee soo mara, intii ay ku how lanayeen daadinta dhiigga shacabka Soom aaliyeed iyo burburinta dalka, waana Shab aab oo ah cadowga keliya ee mu uqdo, ee ay Dorraad ummadda Soomaaliyeed le ed ahay.
Xiriirka ciyaaradaha fudud ee adduunka oo go’ aan ka gaaray arrinta Khadiija Aadan
Xiriirka ciyaaraha fudud ee adduunka ayaa war kasoo saaray xilka qaadistii dhowaan lagu sa meeyay guddomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee ci yaaraha fudud Khadiija Aadan Daahir, kadib fad eexaddii Somalia kasoo gaartay tartankii orodka China, kaas oo ay ka qayb-gashay Nasra Abuu kar oo gashay kaalinta u dambeysa.
Xiriirka ciyaaradaha fud ud ee adduunka ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaq aan IAAF ayaa sha aca ka qaaday inuu aqb alay xilka qaadista lagu sameeyay Khadiija Aadan Daahir
Bogga IAAF oo lagu keydiyo dhamaan maga cyada guddoomiyeyaasha dalalka kala duwan ee ku jira xiriirka ayaa waxaa hadda laa saaray mag aca Khaddijo, ayada oo lagu beddalay guddoomiy e ku xigeenka xirriika, Faarax Cali Macallin, kaas oo xil kan sii heyn doono.
Arrintan ayaa ka dhigan in xiriirka ciyaa rad aha fudud ee adduunka uu go’aan ka gaaray xilka qaadista guddoomiye Khadiija Aadan oo iyadu horay ugahortimid tallaaba da laga qaaday, taas oo ku timid, kadib soo jeedib ka timid wasiirka dhli nyarada iyo ciyaaradaha.
Wasiir Maxamed Barre ayaa warqada uu sha qada uga joojiyay Khadiija Aadan Daahir ku she egay inuu iyada iyo madaxda kale ee xiriirkaas ee qeybta Jaamacadaha Soomaaliyeed uu maxka mad ku soo taagi doono kiiskaan, isaga oo ku eedeeyey sum cad dil qaran.
Dhankeeda Khadiija Aadan Daahir oo mark aas soo jawaabtay ayaa ku dooday in aysan u joo jin doonin dhaleecaynta loo soo jeediyay, iyada oo aaminsan in aanay samayn wax qalad ku ah shaqadeeda, balse waxaa hadda soo baxay go’ aanka rasmiga ah ee xiriirka IAAF.
Si kastaba, arrintan ayaa daba socota fadeex ad hadal hayn dhalisay oo Sooma aliya kasoo ga artay tartan orod oo dhaw aan ka dhacay Shiina ha, kaas oo ay ka qayb gashay gabar la sheegay in aysan lahayn wax taariikh orodyahannimo ah is la markaana aysan ahayn ciyaaryahanad orodka ka tirsan.
Nasra oo metelaysay Soomaaliya ayaa loo diiwaan galiyay inay noqotay orod-yah anaddii ugu hooseysay abid tartan heer ca alami ah, iy ada oo oroday kaliya 21.81 ilb iriqsi, maadaama aysan laheyn soyaal ho re oo oradka ah, waana sababta bulshada Soomaaliyeed si weyn uga careysiisay.
Laamaha Amniga Galmudug oo howlgal ku qabtay dad ku howlanaa jarista dhirta
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cada ado ee Gobolka Galgaduud ayaa wax aa ay she egayaa in Ciidamada Booliska degmadaas ay dul eedka Magaalada ka sameeyeen howlgallo kala duwan, kaas oo lagu soo qabtay waxyaaboi dho wr ah.
owlgalka ayaa Ciida nka ooliiska Degmada Cadaado waxaa ay ku qabteen gaari iyo dadkii waday oo ay sheegeen iney soo jareen dhir farabadan maa daama Galmud ug ay mamnuucday jarista dhirta ama Geedaha.Talladaabadaan ayaa timid kadib markii ay wa rqad ay soo saartay Wasaaradda Bay’ada Galm udug ku amartay ciidamada amm aanka Galm udug iney qabtan dadka xaalufinta dhirta kawada degaannada Gal mudug.
Dhanka kale Ciidamada Boosliska Deg mada Cadaado ayaa dhowrkii bari ee la soo dhaafay wa day howlgal ammaanka Degmada Cadaado iyo degaannada hoosyi maada lagu xaqijinayo, xili Ciidamada Do wladda Soomaaliya ay howlgal ka dhan ah Al Shabaab weli ka wadaan degaannada Galmudug.
Magaalooyin badan oo kuyaalla dowlad Go boleedka Galmudug ayaa waxaa aad ugu bad an jarista dhirta laga shido dhxu sha, waxaana Galm udug dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay waday howlgallo ay kula dagaalameyso dadka jara dhirta
5 Carruur ah oo aano qabiil loogu dil ay Xuduudka Galgaduud iyo Dowlad degaanka
Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga heley aa 5 caruur ah oo Dorraad lagu dilay degaan ka tirsan Dowlad degaanka Soom aali Galbeed, ku waasi oo ahaa Arday Dugsi quraan.
Wararkii ugu dambe eyay ee nasoo gaar ay ayaa sheegaya in falk aasi naxdinta leh uu ka dhac ay xuduudda gob olka Galgad uud iyo Dowlad Deegaanka gaar ah aan deegaanka Qorof ee deg mada Gallaadi.
Waxaana Xiliga uu dilku dhacayay ay carruutu hurdayeen goob u dhaw dugsiga ay dhiganayeen, waxaana la sheegay in carruurtaasi ay dileen koox hubeysan oo malleyshiyaad ah, kuwaasi oo goobta isa ga baxsaday dilka kadib.
Carruurta la dilay waxaa ugu weynaa 13 jir, wa xaana dilkoodu uu la xariiraa anooyin qabiil oo degaankaasi kusoo laalaabtay.
Wararka qaar ayaa sheegaya in caruur ta la dilay ee shanta ah ay Habeen hore Aroos tage en, kadibna meel dugsiga Quraanka u dhaw oo balabalo ah ay seexdeen, halkaa si oo dableyda hubaysan ay ugu yimaadeen, kadibna ay ku dilen.
Anooyinka qabiil ayaa inta badan ka dhaca dega anadaasi, waxaana tiro dhawr jeer oo hore ah loogu dilay dad rayid ah, waxaan laamaha a mmaanka ay ku raad jo ogaan sida wararku she egayaan dable ydii dilka gaysatay.
Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya degaanka Mukeey le ee Gobolka Hiiraan ayaa sheeg aya in waab erigii hore ee Dorraad halkaasi ay ka dhacday du weyn xoogan igo how lgallo ay fuliyeen Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga degmada Buulo-Burde ayaa Risaala u she egay in duqeym aha lala beegsaday dhul howd ah oo ay isku aruu rsanayeen daga amay aal katirsan Al-Shabaab, isla markaana khasaaro lagu gaarsiiyay.
War kasoo baxay do wladda Soomaa liya oo lagu baahiyay Warbaa hin ta dowlad da ayaa waxaa lagu sheegay in lagu beegsaday Garaash kuyaalla degaanka Muk eyle, isla markaana lagu burburiyay Gaari ay ka buux een waxyaabaha qarxa, wallow aysan bixin faah faahino dheeraad ah.
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaar aya degaanka Mukeyga ayaa sheeg aya in dule edka degaankaas ay howlgallo xoogan ka wad aan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed
ROBERT CRANE, SIDUU KU ISLAAMAY? KUMUU AHAA?
Madaxweynahii Mareykanka Richard Nixon ayuu la taliye u ahaa.Waxaa uu heystay Shahaad ada PhD ” in public law” iyo PhD .
”in international law”. Waxa uu madax ka noqd ay Jaamacadda "Harvard Society of International Law” iyo ” Deputy Director of the US National Securi ty Council” waxa uu aasaasay, "the Center for Civ ilization and Renewal in America” waxa uu si fiic an ugu hadli jiray Lix luqadood. Maxaa is bede lay? Madaxweyne Nixon ayaa Maalin Nabadsuga dda Mareykanka ku yiri: waxaan rabaa inaan Isl aamka wax ka ogaado ee ii soo diyaariya Cilmi Baaris la xiriirto.
Waa ay soo diyaariyeen, laakin aad ayeey u badneed.
Kadibna la taliyihiisii Robert Crane, ayuu ka codsaday in uu soo akhriyo una soo koobo. Rob ert, wuu akhriyay kadibna waxa uu furay Doodo ku saabsan Islamka si uu wax uga sii ogaado. Maalma kadib waxaa Dalka Mareykanka oo dhan lala yaabay markii la maqlay in Prof.Rober Crane, uu islaamay waxa uuna la baxay magaca Faro ukh Abdel Haq.Sanadkii 1981.
Waxa uu ku shee gay Sababta uu u islaamay inay tahay.Waxaan ahaa Nin sharciga bartay, wi xii aan sharci bartay oo dhanna waxaan ka dhax helay Islaamka.
Xataa intii aan wax ku baranayay Jaamaca dda Harvard, kuma arag sharciyadoo da halmar kalamada Cadaalad, la kin islamka wax badan ayaan ku arkay.
Waxa uu yiri: mar aan la dood ayay Professor sharciya qaan ah oo Yuhuud ah ayaa ku iri: ma ta qaan inta bog ee Dastuurka Mareykanku uga hadl ay Dhaxalka.Waxa uu ku jawa abay haa waxa uu uga hadlay Sideed Volume ka badan.
Waxaan ku iri: Haddii aan ku tusiyo Dha xalkaa Siddeeda Volume meel ku soo koobee wa xaan ka badneeyn 10 Sadar, ma aaminee in Islaa mku yahay Diinta saxda ah.Waxa uu yiri: ma dhici karto.
Kadibna waxaa tusiyay Aayadda Qur’a anka ee ka hadlee dhaxalka.
Maalmo ka dib ayuu ii yimid, waxa uuna igu yiri: Mas kax Beni aadan sidaan uma soo koobi karto dhaxalka iyada oo aan wax ka tagin.
Kadibna Yuhuudkii waa islaamay. Talo Waxaa jeclaa lahaa in aad qoraaladi isa akhriso.
Mar waxa uu yiri: Markii Obama la doortay wa xa uu aaday M/Qahira, khudbadii ay u diyaariye en La taliyayaashiisa waxa ay Afar marka tireen kala madda Cadaalad, mar dambe ayaa lagu dar ay kalmadii hadana waa tireen.La taliyayaashu waa dhumiyaan madaxda.Afartii sano ee uu xilka hayay Obama marna ma isticmaalin kalmadda Cadaalad.
Prof Rober Crane waxa uu geer iyaaday 2021 isaga oo 92 Sano jir ah.
Kalmadda Cadaalad maxay ku dhibsadeen Madaxda Mareykanka iyo Somalidu?
FG: iga raali noqo, Dorraad Salaadda Subax ka hor, intii aan sugayay Salaada ayaa ku fikiray inaan kula wadaago Qoraalkaa, waanse kugu dhe ereeyay ee ka raali noqo. Diinta Alla ha nagu han uun iyo, Aqoontuna Dadka qaar fikira waa ku hagi kartaa Diinta. Qore: Yahya Amir .
.
FANAANADII ABAALKA U GASHAY SOOMAALIYA OO DORRAAD QAAB ISLAAMI AH LOO AASAY
Sinead waxay hayd fanaanad caan ahWax aa aas qaab Islaami ah loo soo agaasimay loo qabtay fanaanadii caanka ahayd ee Sinead O’Co nnor (Shuhada Sadaqat).
Imaamka ugu sarreeya Xar unta Islaa miga ah ee Ireland, oo tujiyay salaadda janaasada ee Sinead O'Connor, ayaa yiri O'Connor "waligeed kama fog aan alle".
Shaykh Dr Umar Al-Qadri ayaa u sheeg ay wakaalada wararka ee PA: "Aaska sida iska cad wuxuu ahaa mid gaar u ah qoys ka, waxayna aha yd xaflad aad u qiiro bad an, waxaana filayaa inay runtii ka turjum aysay shakhsiyadda quruxda bad an ee Sinead.
"Waxaa la joogay xubnaha bulshada Muslimi inta, waxaana ku tukanay salaadda Janasada, oo ah salaadda lagu tukado dadka Muslimiinta mar ka ay dhintaan."
"Waxay ahayd mid ruuxi ah waxayna ka tarju maysay aqoonsigeeda Irish-ka iyo sidoo kale inay ahayd qof Muslim ah.
Aaskeeda waxaa ka soo qeyb galay dhowr qof oo siyaasiyiin ah oo ay ka mid ahaayeen Madaxw eyne Michael D Higgins iyo Taoiseach Leo Varad kar iyo fannaaniin uu ka mid ahaa ninka hore ee U2 Bono iyo Bob Geldof.
Ka dib janaasada, naxashkii lagu sidday O'C onnor ayaa la soo marsiiyay gurigeedii hore ee Br ay, Co Wicklow, iyadoo boqolaal taageereyaal ah ay soo buux dhaafiyeen waddooyinka. Dadka ayaa iyaga oo sacabka tumaya waxay ku tuur ayeen ubax islamarkaana u tacsiiyeynayay.
Dr Umar Al-Qadri waxa uu gacan ka geystay soo galidii ay diinta soo gashay O'Connor – mark aasi oo ay magaceeda u beddeshay Shuhada' Davitt, kadibna Shuhada Sadaqat.
Waxa uu sidoo kale u sheegay PA: "Waxay ahayd bini'aadam cajiib ah oo aan ahayn kaliya fanaanad weyn, oo uu gaaray quluubta malaayiin dad ah codkeeda dartiis.
"Wax kasta oo ay tiri, wuxuu lahaa macno qo to dheer. Waligeed waxay lahayd iimaan adag iyo rumaysnaan xagga Eebbe waana ta ku kalliftay inay barato cilmiga diinta, ayuu yiri Dr Umar Al-Qadri .
Sinead O’Connor oo ahayd 56 jir ayaa caan ku ahayd albumkii ay soo saartay 1990-kii ee la oran jiray (Single Nothing Compares 2 U,) kaasoo u horseeday inay caan ka noqoto adduunka oo dhan.
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Abaalkii ay u gashay Soomaalida
Shuhada Sadaqat oo sidoo kale loo yaqaan no Sinéad O’Connor waa fanaanad u dhalatay Ire land oo horraantii sagaash ameeyadii abaal weyn u gashay Sooma alida markii uu dalku burburay.
Sinead oo la hadlaysay saxaafadda Maraykan ka waxay sheegtay in ka dib markii ay aragtay co dsiga Laanqayrta cas ay ku doonayso lacag lagu gargaaro dadka macaluushu ku hayso Soomaali ya in ay go’aansatay in ay iibiso guri ay lahayd si loogu caawiyo Soomaalida dhibaataysan.
Guriga oo ku yaallay Hollywood wuxuu ka koo bnaa 5 qol iyo barkad lagu dabaa sho, waxaa na la soo dhigay xaraash ka socday hotelka Savoy ee London, ayadoo markaas lagu qiimeeyey $750,000.
26 bishii aanu soo dhaafnay ee July ayey ku geeriyootay magaalada Dublin ayadoo 56 jir ah.
2018 ayey qaadatay diinta Islaamka
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Diinta Islaamka
O’Connor waxay 2018 qaad atay diinta islaa mka waxayna ku tilDorraady "gunaan adka dabi iciga ah ee safarka qof kasta oo ah diin-yaqaan caqli leh”.
Munaasabaddii ay ku soo islaantay wa xaa ash ahaadada u laqimay Sheekh Cum ar Al-Qadri, magaceedana waxay u bedde shay Shuh ada Davitt
Farriin ay Twitter soo dhigtay ayey ku sheeg tay inay asxaabteeda Muslimiinta ah uga mahad celinayso taageerada ay u muujiyeen, waxaana Youtube la soo dhi gay ayadoo addimaysa. Sawi rkeeda ayey ku beddeshay mid ay xijaaban tahay.
Markii ay qaadatay diinta islaamka ayaa Nof ember 2018 waxay ku tilDorraady dad ka aan m uslinka ahayn kuwo "laga yaq-yaq-soodo”. Waxaa kale oo ay hadallo xanaf leh ka qortay dadka hay sta diimaha masiixiga iyo Yuhuudda.
Sebtember 2019 ayey raalli gelin ka bix isay hada lladeedaas.
XIGASHO:-BBC
MAXAAD KA TAQAAN FAA’IIDOO YINKA CAJIIBKA AH EE MOXOGGA?
Moxog Qoraalka sawirka,Moxog Moxoggu waa xidid dhul ka laga soo saaro oo koo furta Soomaal iya aad loo ga isticm aalo. Siyaabo kala duwan ayaa loo isticm aalaa,
Qaababka loo same eyo waxaa ugu caansan karinta, oo inta la dhaqo oo la kariyo dabadeedna la cuno, isagoo sidiisa ah ama isagoo la jarjar ay. Dadka qaar waxay ku darsadaan waxyaabaha dhadhanka u yeela sida basbaaska, halka qaar kalena ay ku cunaan khudrad.
Asia ayaa markii ugu horreysay lagu arkay, laa kinse hadda dunida oo dhan ayuu ka baxaa. Mar ka la kariyo wuxuu u dhadhamaa, una jilicsan ya hay sida bataatiga (Baradhada).
Haddaba maxaa laga ya qaannaa faa’iidooy inkiisa ama waxtarka Moxogga?
1. Wuxuu Koontaroolaa sok orta dhiigga.
Moxogga waxaa ku jira laba nooc oo carbohydra te ah, kuwaasoo faa’iido u leh koontaroolka dhiig ga. Mid ka mid ah maadooyinkaas waa fibre. Wa xay gacan ka gaysataa in jirku burburiyo carbs-ka kale, lagana hortago in cunnada marka la cuno ka dib uu heerka sokortu kor u kaco
Waxaa kale oo moxogga ku jira maadada Sta rch. Bani aadmigu ma shiidi karo maadadan, laa kin waa maaddo inta ay qofka jirkiisa ku jirto ays an sokortiisu kacayn.
Fibre iyo Starch oo is helay waxay moxogga ka dhigaan mid u fiican dadka sokorta qaba oo ka ilaaliya in sokortoodu kacdo.
Moxog
XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK
Qoraalka sawirka,Moxog
2. Wuxuu yareeyaa khatarta cudurrada wadnaha
Labada maaddo ee Fibre iyo Starch ee ku jira Moxo gga waxay yareey aan khat arta wadne xanuu nka. Baar itaanno la samee yey wax aa lagu ogaaday in cunnadu uu Fibre ku bad an yahay ay yarayso cudurr ada wadnaha.
Waxaa la aaminsan yahay in tani ay sabab u tahay bacdamaa qayb ahaan uu Fibre yareeyo dufanka dhiigga (Chileste rol), laakin cilmi barista arrintan la xiriirta ayaa ah mid weli socota.
132kii garaam ee Moxog ah waxaa ku jira 6 ga raam oo fibre ah, haddii u qofku cuno 10 garaam oo fibre ah malin kasta, waxaa 17% hoos u dhaca khatarta uu ku qaadi karo cudurrada wadnaha ku dhaca.
3. Maadooyinka ka hor-taga Kansarka
Moxogga waxaa ku jira amaaddo dhirta laga helo oo la yiraahdo ployphenols, taasooleh faa’ii dooyin caafimaad oo ay ka mid tahay in ay yara yso khatarta la xiriirta in qofku Kansar qaado.
Maadada la yiraahdo Quercetin ee ku jirta Ply phenols ayaa keeni karta in unugga kansarka uu dhinto, ama waxaa aad gaabis u noqda koritaan ka dhowr nooc oo kansar ah.
Mid ka mid ah tijaabooyinka la sameeyey ayaa muujinaya in Maadooyinka Moxogga ku jira ay awood u leeyihiin inay joojiyaan fiditaanka kansar ka naasaha iyo kan qanjirka Borostaatada. Weli tijaabooyi nkaas laguma samayn bani’aadan.
Moxog baxaya
XIGASHADA SAWIRKA,HADALSAME.COM
Qoraalka sawirka,Moxog baxaya
4. Miisaanka oo yaraada
Maadaama Moxogga ay ku jirto maaddada Fibre, dadka cuna fibre badan waxay u badan yihiin kuwo miisaankoodu hoose eyo, sidoo kalena dufanka jirkooda ku jira uu yar yahay.
Tan waxaa loo aanayn ayaa ayadoo qofka marka uu cuno Moxogga uu dareemo in calooshiisu buuxda oo uusan rabin cunto dheeraad ah, taana waxay yaraysaa inta Kaalori ee uu qofku cuno maalintii. Mu ddo marku qofku sidaa ahaado waxaa is dhima miisaankiisa.
Saamayntaas oo kale waxaa leh Starch.
Daraasad la sameeyey waxay muujina ysaa in ragga cuna dawooyinka cunnada alagu kabo ee ay ku jiraan 24 garaam oo starch ah, isla markaa na cuna wakhtida cuntada ka hor, ay quutaan wax ka yar 6% kaaliyada uu jirku u baahan yahay.
5. Wuxuu u fiican yahay Mindhicirka
Jirka toos uma shiido Fibre iyo Starch, sidaa darteed waxay fariistaan xiidmaha. Marka ay gaar aan ganaca waxay noqdaan cunno ay cunaan ba kteeriyada ili-ma-qaba tada ah ee mindhicrka ku jira, waxaana ku koro bakteeriyada fiican ee jirke ennu u baahan yahay.
Marka ay bakteeriyada fiican khamiir iso fibre-ka, waxay abiuuraan aasiidhyo dufa naysan oo na faqeeya unugyada ku dhereran mindhicirka, kuw aasoo noqda kuwo xoog leh oo caafimaad qab koodu fiicn aado.
Arrinta yaabka leh ee lagu ogaaday baaritaan ka bani aadmiga in xanuunnada ku dhaca mindhicirka, sida nabraha ka soo baxaay leeyihiin aasiidhyo dufanaysay oo herkoody hooseeyo.
Baaritaannadu waxay muujinayaan in Fibre iyo Starch ay gacan ka gaystaan la dagaallanka cudurrada ku dhaca marinka saxarada iyo kansarka ganaca (Colon cancer).
6. Nafaqada ku jirta halkii koob ee 132 Garaam ah
Fiber: 6.7 grams
Manganese: 30%
Vitamin B6: 22%
Vitamin E: 19%
Potassium: 18%
Copper: 13%
Vitamin C: 11%
Phosphorus: 10%
XIGASHO:-BBC
CUNISTA HILIBKU MA SAAMAYSAA URTA DHIDIDKAAGA?
Gabar kilkisheeda ursanaysa
Waxaan dhammaanteen ognahay in marka jirkeennu kululaado uu soo saaro dhidid farab adan. Waa qaabka jirkeenu isu qaboojiyo. Dhibic kasta oo jirkeenna kasoo baxdaa waxay caawinaysaa sida uu hoos ugu dhici lahaa heerkulka jirkeenu. Inkasta oo nidaa mkani muhiim yahay hadana wuxuu leeyahay saameyn aan la jeclayn.
Dabcan haa, waxaan ka hadleynaa qaabka uu soo uro dhididkeenu.
Qof walba si gaar ah ayuu dhididkiisu soo uraa, qaar ayaanba dareemin shiirka dhididkoo da halka kuwa kale ay leeyihiin sinjiidh adag.
Barfasoore Johan Lindstrom oo wax ka dhiga mac’hadka Karolinska ee magaalada Sto ckholm ayaa sameeyay cilmi baarsiyo badan oo ku aaddan shiirka iyo urka. Waxa uu shar xay in urka dhididkeenu ku tiirsan yahay waxy aabo badan oo kala duwan.
Urka jirkeena waxaa sababa isku darka dheecaanna kala duwan oo ka yimaadda qanji dhada kala duwan ee jirka, kuwaas oo qayb ahaan aysaameyn ku leeyihiin hidde-sidah eena, bakteeriyada ku nool jirkeena, (sababo la xiriira hiddasidaha iyo nadaafad da jirkeenna) iyo deegaanka ( huurka, heer kulka, oo ku xiran cadaadiska hawada). Iyo ugu dambeyntii waxa aan cunno oo sidoo kale saamayn la taaban karo ku leh urka jirka.
Haddaba iyada oo ay jiraan sababaha iska caadihga ah sida, hiddesidaha iyo nadaafadda, hadana cuntada aan cunno ayaa kalin la taaban karo ku leh sida uu dhididkeenu soo uro.
Cuntooyinka badala urka jirlkeenna
Hilibka cas ayaa la sheegay in uu badelo urta dhididka
Qoraalka sawirka,
Hilibka cas ayaa la sheegay in uu badelo urta dhididka
Ma garanayno inta ay la egtahay cunt ada saamaynaysa urta dhididkeena. Hase yeeshee, Lindström ayaa leh, 'Inta aan ogahay, tan si rasmi ah looma qiimeyn, laa kiin dhab ahaantii waan ognahay cuntoo yinka saameynaya no oca urta'.
"Dadka cuna hilibka badan ayaa dhididk oodu leeyahay urka ‘ugu daran‘ marka loo ee go dadka ku nool cuntada khudaarta u badan," ayuu yiri Lindström. Waxa kale oo cad in qofka jecel cunista toonta ay u bad an tahay inuu soo shiiro si aan la jeclay san.
Qudaarta loo yaqaan ‘asparagus‘ iyo dhir udg oon oo kala duwan ayaa sidoo kale saameyn kara carafkeena dabiiciga ah. Laakiin maxay yihiin maaddooyinka gaarka ah ee cuntoo yinkan u suurtageliya inay beddelaan urta dhididkeenna?
'Asal ahaan, waxay ka kooban yihiin kiimik ooyin gala dhiigga. Halkaas ayay ka baxaan. Inta badan waxyaalaha gala dhiig ga waxa ur ahaan si uun uga soo baxaan jidhkeenna.
Haddaba, haddii aad cunto toonta iyo hili bka, kuwaas oo qani ku ah maadada la yiraah ‘Sulphur‘, ayaa soo urta marka ay kasoo baxdo kanaalada kala duwan ee jierka.
Ma jiraan cuntooyin dhididka ka dhiga mid caraf leh?
Iyadoo ay jirto cilmi baaris yar oo lagu sam eeyay cuntooyinka ka dhigi kara dhididk aaga mid leh ur la aqbali karo, cilmi-baar isyada qaar ayaa muujinaya cuntooyinka u horseedi kara dhidid leh caraf ama ur 'soo jiidasho leh'.
Mid ka mid ah tijaabadan ayaa lagu samee yay Jaamacadda Macquarie ee dalka Australia. 43 ka mid ah ka qaybgala yaasha ragga ah ay aa la waydiistay inay ku qubaystaan biyo kaliya oo (aan la ogg olayn waxyaabah jirka lagu car fiyo) ka hor inta aanay xidhan funaanado suuf laga sa meeyay. 48 saacadood ayay funaanad aha xidhnaayeen. Mudadaas oo ay ku jirtay hal saac oo jimicsi ah oo qanjidhada dhididka ka dhigaya kuwo firfircoon.
Funaanadaha ayaa markaa loo gudbi yay si loo falanqeeyo. Maxay natiijadu noq otay? Ra gga cunay miraha iyo khudaarta badan ayaa ye eshay caraf fiican, yacni, ubax badan, midho, macaan iyo udgoon.
Kuwa cunay baruur, hilib, ukun iyo tofu ayaa sidoo kale si fiican u urayay. Si kas taba ha aha atee, kuwa qaatay cuntooyinka ay ku jiraan kar bohaydrayt sare ayaa la sheegay inay leeyihiin urta dhididka oo ka xoog badan kuwa aan cunin.
Cuntooyin ay ka mid yihiin miraha ayey say nisyahannadu sheegeen in ay u wana agsan yihiin carafta dhididka
Qoraalka sawirka,
Cuntooyin ay ka mid yihiin miraha ayey sa ynisyahannadu sheegeen in ay u wanaagsan yihiin carafta dhididka
waxaa ku lug lahaa 17 nin oo la siiyay cunto qa ni ku ah hilibka ama cunto aan hilib lahayn. La ba toddobaad ka dib, muunado dhidid ah ayaa la qaaday. Bil ka dib, tijaabada ayaa lagu soo celiyay, iyada oo dhammaan ka qaybgalayaa sha la siiyay cunto ka duwan trii hore.
Koox ka kooban 30 haween ah ayaa mar kaa la waydiiyay inay qiimeeyaan urta dhididko oda, soo jiidashada iyo raganim ada. Dhididka r agga ayaa si joogto ah loo ogaadey inuu aad u roonaado marka ay cunayaan cunto aan hilib lahayn: ‘a qayb qaatayaashu waxay cunayaan cunto aan hilib ku irin waxayna soo carfayaan ur soo jiidasho leh, wacan oo aan la dhibsan ayn. Tani waxay soo jeedinaysaa in cunista hil ibka cas ay saameyn xun ku leedahay urta jirka.'
Sida inta badan dhacda daraasadaha say niska, waxaa jiray cilmi-baaris yar oo lagu sa meeyay haweenka. Si kastaba ha ahaatee, da raasad yar ayaa lagu ogaaday in markii saddex dumar ah la falanqeeyay ka hor, inta lagu jiray iyo ka dib 'xakamaynta kalooriyada', ay raggu ka heleen carafta dhididka dumarkaas.
Haddaba, ma caadibaa inaad beddesho cun tadaada si aad u hagaajiso urta jidhkaaga? Way fududahay in la "isticmalo barafuunka iyo cadarka" halkii aad isku dayi lahayd oo aad ha gaajin lahayd adigoo cunaya cuntooyinka qaar kood, ayuu yidhi Lindström.XIGASHO:-BBC
Qarax ka dhacay Deked ku taalla Galbeedka dalka Turkiga
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Bakhaar ku dhow Dek edda magaalladda Derince oo Bariga kaga to osan magaalladda Ganacsiga ee Istanbul.
Ilaa 4 qof oo ku sugnaa Bakhaar ay le ey ihiin Guddiga Badarka ee dalka Turkiga (TMO) ayaa la sheegay inay ku dhaawa cmeen Qarax aasi, sida uu sheegay Duqa magaalada Derince.
Ciidamo a mmaanka dalka turkiga ayaa wa da baaritaankii ugu dambeeyay ee ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dadkii ka dambeyay qaraxaas.
Mareykanka oo wadahadallo ‘adag’ la yeeshay taliska milatariga Niger
Diblumaasi sare oo Mareykan ah ayaa sheegtay inuu wadahadallo ‘furan oona adag’ la yeelatay taliska millateriga afgem biga kula wareegay dalka Niger.
Victoria Nuland, oo ah ku simaha ku xiigee nka xoghayaha arrimaha dibedda Ma reykan ka, ayaa sheegtay in hogaamiyeya asha afgem biga kula wareegay dalka aan ay ogolaan inay dalka dib ugu soo celiyaan nidaamkii dimuqra adiga ahaa, isla mar kaana ay kahor istaageen in ay la kulanto madaxweynaha xilka laga qaa day, Moha med Bazoum.
Xubnaha Ururka Dhaqaalaha ee Wad ama da Galbeedka Afrika ee loo soo gaa biyo ECO WAS, ayaa lagu wadaa inay kul maan khami ista, si ay ugu wada hadlaan dhibaatada taag an.
ECOWAS ayaa hore taliska millateriga Ni ger ugu digay inuu qaadi doono tallaabo mil atari, hadii aanay soo siideyn mada xweyne Mo hamed Bazoum.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.Times Daily NewsPepar ee Maanta oo ah Arbaco 9-ka Agoosto 2023-ka Mahadsanidiin
..