
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA W. MOGTIMES DAILY NRESPEBAR EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA AGOOSTO 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusa mar eeb ka wada dardar gelinta howlgal ka ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxam uud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaa sha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dag aalka lagaga xoreynayo Alshabaab deegaann ada ay kaga harsan yihiin Galmudug.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in odayaa sha dhaqanka Galmudug ay laf dhabar u yihiin qorshaha la dagaalanka Al-Shabaab, isagoo ku adkeeyey in ay hor muud u noqdaan abaabulka bulshada, wac yagelinta, hoggaa minta iyo gar ab istaagga Ciidama Qalabka Sida.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in caqabadda ugu weyn ee haysata Ga lmudug ay tahay Al-Shabaab, si looga adk aadana loo baahan yahay in odayaa sha Dhaqanku ay hor seed u noqdaan midnim ada shacabka, taagee rid da dowla dda iyo in ay door weyn ka qaata an ku gac ansii nta Ciidanka Qaranka in ay dalka ka saar aan Ururka Al-Shabaab.
Dhankooda, odayaasha dhaqanka Galmud ug ayaa ballan qaaday in ay Mad axweynaha Jamhuuriyadda ku garab ist aagayaan sidii lo oga mira dhalin lahaa So omaaliya oo xor ka ah, waxa ayna sheeg een muhiimadda ay bul shada Galmudug u leedahay nabadda iyo wad ajirka dhexdo oda ah.
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Max am uud oo si kumeel gaar ah ugu Shaq eeynaya M/Dhuusamareeb ayaa halkaasi ka wada qor shihii ugu dam bee yay ee lagu dardar gelinayo wajiga 2aad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Sha baab.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Xa fiiskiisa ku qaabilay lataliye xamse warfaa
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Mudane Sheekh Aadan Maxa med Nuur (Madoobe) ayaa Dorraad Xafiis kiisa ku qaab ilay Lataliyaha Dimuqraadiy adda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mar aykanka Mudane Xamse Warfaa.
Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mar aykanka Mudane Xamse Warfaa ayaa Guddoo miye Sheekh Aadan uga mahad-celiyey soo dhaweynta loogu sameeyay Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa, ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ka soo kabaneyso colaa dihii sokeeye ee soomaray ayna cagta saartay dhabihii horumarka.Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa la Lataliye Warfaa ku ammaanay doorkiisa firfircoonida leh uu ka qaatay inuu ka soo muuqdo Dowladda Marey kan ka, waxaana uu kula dardaarmay in dalka kaalintooda horumar ineed ka qaatan, si ay ula jaanqaa daan dadyowga kala duwan ee dunida ku nool.
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjir aha boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamh uuri yadda federaalka Soomaaliya mud ane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay dan jiraha dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Mi chael Nithavrianakis, wax ana kulankooda ay ka wada hadleen sii xo ojinta xiriirka iyo iskaa shiga ka dhaxeeya labada dal.
Ra’iisul wasaaraha ayaa danjiraha la wada agay qorshaha xukuum adda ee ku wajahan dib u xoreynta dalka, taageerada loogu baahan yahay barnaamijka xasillinta deegaanada laga xoreeyo Khawaariijta iyo dardar-galinta mashr uucyada horumarin eed ee UK ay ka taageerto Soomaaliya ee dhinac yada horumarinta, garg aarka iyo amniga.
Shir xasaasi ah oo laga yeeshay Amniga Muqdisho
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimc aale (Madaale) ayaa kulan ku saabsan dardarg elinta amniga Caasimadda iyo Dagaalka ka dh anka ah Al-Shabaab iyo Maan dooriyaha la qaa tay Saraakiisha Laamaha kala gedisan ee Amn iga iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyi nka Gob olka Banaadir.
Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Sooma aliyeed S/ Guuto Sulub Axmed Firin, Talis ka Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka, Guddo omiye Kuxigeenka Amn iga iyo Siyaasadda Go bolka Banaadir, Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Bool iska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir, Taliye ya asha Ciidanka Xasilinta Caasima dda ee Pol ice Millitary iyo dhamaan saraakiisha ka shaqe ysa Laamaha Amniga Caasimadda Muqdisho.
Shirkaan ayaa la isla qaatay in la dardarg eliyo Awaamiirtii horey ugu soo bax ay Mada xda Dowladda oo ay ugu horeyso Xakameynta Hubka iyadoona qofkii ku xadgudubta lala tiigsan doonno Maxkamad aha ku shaqada leh, Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab (Garan-waaga), Maando oriyaha, Wacyigelinta Bulsha da iyo in la xoojiyo Wada-shaqeynta ka dhaxey sa Bu lshada iyo Laamaha Amaanka.
Ugu daneyn shirkaan ayaa lagu am aanay Doorka Hogaamineed ee Madaxw eynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soom aaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee daga alka ka dhanka ah Al-Shabaab , si dagaalkaasi loogu guul gaar ana ay muhiim tahay in Bulshada Caasim adda ee doorkooda ka qaataan dagaalka.
DFS oo heshiis cusub la gashay Shirka ddo ka kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya
Wasiirka Wasaarada kalluumeysiga iyo dhaqaalaha balluuga ee xukumadda Fed eraa lka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay heshiisay xukuumada Soomaaliya la gashay shirka ddo Shiinees ah si ay uga kalluumeystaan xeebaha Soomaa liya
Wasiirka kalluumeysiga Xukuumaada So omaaliya ayaa sheegayin heshiiskan shirka daha shiineeska lala galay sanadkii 2018ikìi uuna ku ekaa sanadkii 2022 balse dib loo cu sbooneysiiyay.
Wasiirka ayaa in shirkadah kalluum eys iga Shiineeska ee heshiiska Xukuu ma dda Soo maaliya ay la gashay loogu ogol adaay shirk adahaasi inay qaataan hal nooc kalluunka ka mid ee tuunah loo yaqaan.
Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo Raali galiyay Golaha Shacabka
Wasiirka cadaaladda iyo dastuurka ee xuku umadda federaalka Soomaaliya ayaa raali galin ka bixiyay kulankii golaha shac abka ee Sabt
idii uu ka ballansanaa isla markaana uu dib uga dhacay.
Baarlamaanka ayuu hor geeyay hindise sharciyeed kadibna waxaa la sheegay in uu iska baxay isagoon wax sharraxaad ah wasiir ku ka bixin sharcigaas iyo ujeedka laga lahaa.
Xasan Macallin oo Dorraad hadal kooban ka horjeediyay baarlamaanka federaalka Sooma aliya, ayaa sababta dib u dhaca keentay ku she egay in maalintaas looga ye eray shir amniga qaranka looga arrinsa na yay sidaa darteedna uu waqtigii ka soo dib dhacay.
Golaha shacabka ayaa qaarkood arrin taa ku tilmaamay dhaqan aan habboon eyn, iyagoo soo jeediyay in codka kalsoon ida loo qaado wasiirka, balse qaar kale ayaa iyaguna soo jee diyay in xaaaladda aan cirka lagu shareerin oo si deggan loo maareeyo.
Axmed Madoobe iyo ninkii ay aadka isku hayeen oo Dorraad ku kulmay Muqdisho
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubb aland, Mudane Axmed Maxamed Isla am (Ax med Madoobe) ayaa Dorraad magaalada Muq disho kulan gaar ah kula yeeshay guddoomi yihii hore ee maamulka Gedo, Axmed Buulle Gareed.
Kulankan ayaa ka dha cay hoyga uu Axmed Mad oobe ka dagan yahay ma gaalada Muqdisho, waxaa na sidoo kale goobj oog ah aa Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada arim aha gudaha iyo federaal aynta maamul gobole edka Jubbaland, Mudane Cabdiraxmaan Max amed Xuseen.
Axmed Madoobe ayaa marka hore labada mas’uul ka dhagaystay aragtiyadooda iyo taloo yinkooda wax ku oolka ah ee ku aadan arri maha Jubbaland, gaar ahaan gobolka Gedo.
Sidoo kale waxaa kulankan si gaar ah loogu falanqeeyay xaaladda gobolka Gedo iyo sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka.
Waa markii ugu horreysay ee si foolka fool ah ay isku arkayaan madaxweynaha Jubbaland iyo Axmed Buulle Gareed oo muddo diidanaa maamulka Axmed Madoobe.
Ninkan ayaa waxaa gobolka Gedo u mag acowday dowladdii hore ee madax weyne Ma xamed Farmaajo, kadib markii uu xoogeystay khilaafka labada dhinaca, Gedana ay ka hartay Jubbaland, waxaana tan iyo markaas soo soc day dagaal siyaa sadeed oo aad u xoogan.
Kulankooda wuxuu ku soo aaday, xilli haatan heshiis laga gaaray xiisaddii gobolka Gedo, isla-markaana ay Jubbala nd ay la wareegtay gacan ku heynta gobo lkaasi.
Arrintan ayaa ku timid, kadib markii ay dowl adda Soomaaliya garab siisay dowlad gobol eedka Jubbaland oo maamul cusub dhowaan u magacowday Gedo.
Maamulka cusub oo uu hoggaaminayo Cab dullaahi Shimbir ayaa isku ballaariyay gobolka oo dhan, kadib markii uu wada shaqeyn la yee shay dhammaan maamu llada degmooyinka.
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulm ay safiirada Sucuudiga iyo Kuwait u fadhiya Addis Ababa
Safiirka Soomaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa aya a la kulmay dhigiisa Sucuudi Carabiya danjire Faysal Alhu msidan.
Labada dhinac aya a isla soo qaaday xo oji nta xiriirka walaal tinimo ee qotoda dhe er ee ka dhexe eya labada shacab.
Sidoo kale Safiir Warfaa ayaa la kulmay safi irka Kuwait danjire Nayef Al-cuteyb, waxaana diiradda la saaray kulanka calaa qaadka lab ada dal sidii uu u noqon lahaa mid labada shac ab faa’iido wadaag u noqon karta.
Md. Laftagareen oo ka qeybgalay Munaasa bada Caleema-Saarka G/Deeganka D/Buur-hakaba
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Gal beed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxam ed Laftaga reen ayaa ka qeybgalay Muna asabada Caleema-Saarka Gollaha Deega nka Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.
Wasiiru-Dowl aha Wasaaradda Arima ha Gudaha XFS Md Saadad Maxamed Nuur Ali yow, labadda Golle Dowladda Koonfur Galb eed, Taliyaha Qeybta 3-aad Ciidanka ATMIS, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa ka qeybgalay Muna asabada Calee ma-Saarka.
Ergeyga arrimaha Somaliland oo la kul may Xamse Warfaa ka tirsan dowlad da Mareykanka
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland Md. Cab dikariin Xuseen Guuleed ayaa Dorraad la kul may Md.Xamse Warfaa oo ah Lataliyaha sare ee dimuqraadiyada iyo xuquuqul Insaanka ee x asaaradda arrim aha dibadda dowladda Marey kanka, kaas oo ay ka wadahadleyn xaalada gu ud ee dalka gaar ahaan arrimaha Somaliland.
Ergayga ayaa uga mahad celinayay Md. Xamse iyo dhammaan masuuliyi inta Soomaa liyeed ee xilalka ka haa ya dunida inteeda kale, sida wanaagsan oo ay dadkooda iyo dalkooda u garab taagan yihiin, Indhaha caalamkana ugu soojeedi yaan mar kasta, si dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed u gu guuleystaan dhismaha Qaran weyn oo Aduunka wax la qeybsada.
Hantidhawrka Qaranka oo sheegay inaan si wanaagsan loo maamulin lacago ay qabteen Safaaradaha Kenya, Turkiga iyo Jarmalka ee Soomaaliya.
Hanti-dhowraha guud ee qaranka Md, Ax med Ciise Guutaale, oo Dorraad shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, kana hadlayey warbixin sana deedka Hantidha wrka ayaa faah-faahin ka bixi yay baarista uu xafiiskiisa ku sa meeyay qaar kamid ah safaar adaha ay Soo maaliya ku leeda hay dibadda. Md., Axmed Cii se Guu taale, ay aa sheegay in baaristaan lagu sa
Meeyay saddex safaaraddood ee Soomaa liya ku leedahay dalka Kenya, Turkiga iyo Jarmal ka, wuxuuna tilmaamay in lacagaha ay qabteen aan loo maamulin si wanaags an, isla-markaa na aan lagu darin warbixin ta maaliyadda ee do wladda. "Dakhli dhan 1.9 mliyan oo ay qabteen hay’adaha kala ah safaaradda JFS ee Kenya, safaaradda JFS ee Turkiga iyo safaaradda JFS ee Jar malka ayaan loo maamulin si wanaags an , looguna darin warbixinta maaliyadeed ee dowladda” ayuu yiri Guutaale "Marka la eego khaladaadkaas hay’adaha ay baaris ta qusey say waxaa fikrad cilad leh ka bixi yay warbixin ta baarista maaliyadeed ama xisaab xirka san adka 2022 ee loo soo gud biyay xafiiska hanti dhowrka guud ee qar anka,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Guuta ale. Hanti dhowaraha waxa uu sidoo kale sharaxaad ka bixiyay khaladaadka ay sa meeyeen saddexda safaaradood, isaga oo xusay in baarista ay ku ogaadeen in aysan dhaqan-gelin xeerarka maaliyadeed ee loogu talagalay uruurinta dakhliga soo ga la. Xafiiska hantidhowraha ayaa guud aha an cadadka lac ageed ee ku maqan safaa radaha Soomaaliya ee dalalka Kenya, Tur kiga iyo Jarmalka ku she egay illaa 3 mil iyan oo dollar, taas oo uu tilmaa may in aan lagu shubin khasanadda dhexe ee dowladda.
Xildhibaan kashifay heshiiska hotel DEC ALE – Maxaa ka khaldan?
Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey oo ka mid ah Golaha Shacabka, gaar ahaan guddiga gaadiidka ee baarlamaanka ayaa kashifay he shiiska lala galay shirkadda dhistay hotel Decale oo ku dhex yaalla garoonka, isaga oo soo bandhigay khalad aad ka jira.
Xildhibaanka oo su’aal wey diinayay wasiirka gaadiidka iyo duulista ha wada Soomaaliya, Fardowso Cismaan Cigaal ayaa shaaca ka qaaday in heshiiskan uu soc onayo 25 sano, la guna qiyaamay dowladda, isaga oo su’aal ka
kenay sababta ilaa iyo hada uu KMG u yaha y.
"Decale Hotel wuxuu ka mid hoteellada waa weyn ee dalka, wuxuu yaallaa gar oonka dhex diisa si xoogleh ayuu u shaqeeyaa, waa ka horr eeyay wasiiradda heshiiskiisu , laakiin hadda ayada mas’uul ah xaq ayay u leedahay inay ku noqoto, maxaa illaa hadda uu heshiiskiisa KMG u yahay?” ayuu yiri xildhibaan Maxamed Axm ed Beerey.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay qaadato saami u dhigma 12%, halka inta kale ay leedahay Shirkadda FAV ORI, taas oo uu cadaalad darro ku tilmaamay.
"Heshiiskii hore waxaa ku qoran dowlad da Soomaaliyeed inay 12% leeda hay sidoo kale 88% uu leeyahay Company-ga hotelka, sax ma’ah” ayuu mar kale yiri.
Beerey ayaa dalbaday in heshiiskan dib loo gu laabto, isla-markaana lagu soo celiyo baarl amaanka Soomaaliya, si loo saxo dowladdu una ay u hesho maslaxa deeda.
"Hadda waa in dib loo keeno heshiisk aas baarlamaanka, si ay meesha ugu cada ato in dowladda Soomaaliyeed wixii ay maslaxadee da ku jirto ay ka hesho meeshaas” ayuu yiri.
Dhankeeda wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Marweo Fardowso Cism aan Cigaal oo ka hadashay arrintan ayaa qirtay inuu jiro he shiiskan, isla-markaana ay dowladdu leedahay 12%, balse waxay ay sheegtay in heshiiska uu ka horreeyay, ayna gashay dowladdii hore.
"Qodobka ah 12% dowladdii hore ayaa kula heshiisay oo naga horreysay annaga sababaha ay ugu heshiisay iyo waxa koos gareeyay ma naqaano, laakiin heshiiska ayay ku cadahay” ayay iyaduna tiri wasiir Fadowso Cismaan Cig aal oo qirtay in mar kale lagu laaban karo he shiiskaas.Xigasho:-Caasimadda.Net
DAWLADAHA SAFKA HORE & HOWLGA LKA ATMIS OO KU HESHIIYAY IN LA DARD AR GELI YO DAGAA LKA KA DHANKA AH AL-SHABAAB
Howlgalka ku meel gaarka ah ee Mid owga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso gobole edka amniga wa damada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa ku he shiiyey in la xoojiyo iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Qaraarkan ayaa laga soo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caa sim adda Soomaaliya madaxa hay’adda ATMIS Am bassador Mohamed El-Amine So uef, taliyaha ciidamada ATMIS, Sar. Guuto Okiding, iyo tal iyaha ciidamada wadamada safka hore G/le Maxamed Bariise.
Horraantii sanadkan, Soomaaliya iyo dalal ka deriska la ah (Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya) waxay ku heshiiyeen in si wada jir ah loo qaado weerar millatari oo xooggan oo ka dhan ah Al-Shabaab oo loogu magacdaray "Howlgalka Libaaxa Madow” ee lagu xoraynayo deegaanna da ku harsan gacanta Shabaab si aan loo xasilin oo keliya wadanka Geeska Afrika laakin la nabadeeyo Gobolka oo dhan.
Heshiiska ayaa lagu gaaray shir madax eed uu martigeliyay madaxweynaha Soom aaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka qeyb ga leen madaxda Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya.
"Howlgalka Libaaxa Madow waa qorsho gob oleed xoojin doona dadaallada Dowl adda Federaalka Soomaaliya iyo ATMIS maadaama cadowga [Al Shabaab] uu yahey mid isku mid ah,” ayuu yiri Danjire Souef.
Kulanka ayaa sidoo kale la isku raacay in la xoojiyo xog wadaagga, qorsheynta wadajirka ah iyo isku xirka dhammaan duullaanka militari ee ka dhanka ah Al Shabaab ee gudaha iyo dibadda Soom aaliya.
"Amniga Soomaaliya Dorraad wuxuu saa meyn xun ku yeelan karaa Jabuuti, Itoobiya, Ke nya, iyo Uganda, sidaa darteed waxaan ku hes hiinnay inaan xoojinno isku-dubaridkeenna,” ay uu raaciyay.
Danjire Souef ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay ATMIS inay taageerto hindisaha si ay uga caawiso inay ku guula ysato xasilinta Soomaaliya iyo gobolka.
Taliyaha Ciidamada ayaa madaxda ATMIS uga warbixiyay howlaha ciidanka iyo qorshayaa sha mustabalka.
"Xilligan waa waqtigii ku habboonaa, ujeed ka ugu weyn ee howlgalka Libaax-madow waa in la wiiqo Al-Shabaab oo la gaarsiiyo heer ays an khatar ku noqon karin dowladnimada iyo go bolka,” ayuu yiri Gashaanle. Maxamed Bariise.
Taliyaha ciidamada ATMIS, Sar. Guuto. Oki ding, ayaa sheegay in ciidanka wad amada saf ka hore uu yahay qorshe si weyn looga fakaray oo buuxinaya waajib aadka ATMIS-ka ee lagu wiiqayo Al-Shabaab.
"Waxaan diyaar u nahay inaan gacan siinno markasta oo naloo baahdo. Waxaan dhawaan qaban doonnaa shir kale oo aan ku eegayno tafaasiisha qorshaha oo dhan. Waxaas oo dhan waxaan u sameyneynaa si aan u xaqiijino in walaalaheen Soomaaliya ay si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadda amniga dalka,” ayuu yiri Sar. Guuto. Okiding.
Qorshaha "Howlgalka Libaaxa Madow” ayaa gacan ka geysan doona fududeynta dhimista ci idamada ATMIS iyo in si tartiib tartiib ah mas ’uuliyadda amniga loogu war eejiyo ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.
Odayaasha dhaqanka SSC Khaatumo oo farriin culus u diray DF
Odayaasha dhaqanka ee ku sugan ma gaalada Laascaanood ayaa u gu baaqay dowladda federaalka Soomaali ya iyo beesha caal amka inay la shaqeeyaan masuuliyiinta ay dho waan doorteen.
Caaqil Axmed Muuse oo ka hadalay doora shooyinkii ay qabteen iyo farriinta ay u dirayaan dowladda federaalka ayaa sharaxay sida ay doonayaan inay ula jaan-qaadaan midnimada Soomaaliya.
"Doorashadii aan qabanay ee golaha dhexe Jaamac Yaasiin ayaa guddoomiye ku soo ba xay, ku xigeenkiisana Jaamac Aadan, sidoo ka le waxaan madaxweynaha SSC u dooranay Ma xamed Sheekh,”ayuu yiri Caaqil Axmed Muuse.
Caaqilka ayaa dowladda federaalka iyo be esha caalamka ka codsaday inay la shaqeeya an hoggaanka cusub oo ay doorteen, "Soomaal iyey is barbar taaga xukuumadda aan dhisnay ee u taagan midnimada Soomaaliya,” ayuu yiri.
Caaqil Axmed Muuse ayaa sidoo kale shee gay in SSC ay tiir-dhexaad u tahay midnimada umadda Soomaaliyeed.
"Waxaan leenahay madaxda Soomaali ya da ymo gaar ah arrinkaan u yeesha soona dhaw eeya dhaqdhaqaaqa aan wadno,” ayuu yiri Caa qil Axmed Muuse.
Sidoo kale waxaa odayaashii baaqa u diray dowladda federaalka ka mid ahaa Caaqil Cab dulqaadir Guure oo sheegay in masiirkii SSC Khaatumo ay gacanta u geliy een masuuliyiin ay iska dhex doorteen.
Sidoo kale odayaasha dhaqanka SSC ayaa cuqaasha uga mahadceliyey dhisma ha ma amulka cusub ee SSC Khaatumo.
"Dadka kuwii dhintay Allaha u naxarii sto, laakiin kuwa nool hala garab istaago, hadda waxaan dhisanay maamul cusub, waxaana gar ab istaag ka rabnaa caalam ka, dowadda feder aalka iyo shacabka Soo maaliyeed,” ayuu yiri mid ka mid ah oday aasha dhaqanka SSC.
Beeralayda jaadka Miirowga ee Kenya oo wajahay suuq xumo ku khasabtay inay dalagyo kale abuurtaan
Qayb ka mid ah beeralayda jaadka ee Miiruu ee dalka Kenya, ayaa jaray geedkii Miiraaga sababo ay ku tilmaameen in ay Dowladda Ken ya dayacday. Waxay she egeen in dowladdu ay xo ogga saarayso wax soo saarka kale ee dalka.
Sida ay sheegeen be eralayda, wax soo saa rkooda waxaa saame eyay ganacsatadii suu qa koontaroolaysay, ta asoo keentay in beeral eyda ay lacago ka same eyaan lawska.
Tuulada Gaciongo oo ku taal deegaanka Mu tuati oo hoos tagta degmada Igembe North, Ale xander Mwenda oo kamid ah ganacsatada bee raha Jaadka Miirowga, ayaa wuxuu jaray sad dex kamid ah geedih iisa Miirowga niyad jab awgeed.
Mwenda waxa uu sheegay in in ka badan 20 sano, uu lacag badan ka heli jir ay beertiisa balse hadda ma uusan hays an wax kale oo do or ah oo aan ahayn in uu ku beddelo geedaha cagaaran iyo dalagyo kale.
Wuxuu sheegay in markii hore beertiisa uu ka heli jiray lacag ka badan 50,000 oo Sh.
Beeralayda ayaa sheegay in suuqa Miira agu uu sii xumaanayo maalinba maalinta ka danbaysa iyaga oo intaa ku daray in xitaa ka dib markii ay u qeylo dhaamiyeen dowladda ay san muuqan wax isbedel ah.
Dadka deggan gobolka lagasoo saaro jaa dka Miirowga oo inta badan ku tiirsan dalagan, si ay ugu noolaadaan, ayaa sheegaya in ay ka fiirsan doonaan in ay iska dhaafaan tacbash ada Miirowga, oo ay u bilaan dalagyo kale. Wa xa ay intaas ku dareen in inkasta oo ololihii ho re ee siyaasiyiintu ay sheegeen tobaneeyo bal an qaad ah, haddana aysan muuqan wax isbe del ah, xaaladuna ay u muuqato mid ka sii dara ysa.
"Ma awoodno inaan iska bixinno kha ra shka dugsiga carruurteena ee dugsiya da ga arka loo leeyahay, xaaladduna wax ay nagu kh asabtay inaan u guurno dugs iyada dawladda. Noloshoodu sidii hore maaha, iyadoo qiimaha maciishada oo aad u qaali ah, dad badan oo de egaanka ah ay aa sidoo kale u guuray gobollo kale oo bee ralay ah si ay shaqo u raadsadaan qiimaha maciishada oo qaali ah awgeed”, ayuu yidhi mid ka mid ah dadka deegaanka.
Suuq xumada badeecooyinkooda ayaa kee ntay in nolosha caadiga ah ee dadka ku nool go bolka ay aad hoos ugu dhacdo.
Moses Lichoro, oo ah guddoomiyaha ururka beeralayda iyo ganacsatada Miraa ayaa sheegay in ilaa 7 canshuur laga qaado qaadka Kenya ay u dhoofiso Soom aaliya.
Tababaraha Xulka Qaranka Soomaaliy eed oo heshiis cusub lala gaaray
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa tababare Rachid Lousteque oo u dhashay dalka Morocco mar kale u magacaa bay inuu hogaa miyo xulka Qaranka Sooma aliya.
Rachid Lousteque ayaa laba sano heshiis
ah u saxiixay sii tababaridda xulka Qaranka
, wuxuuna xilka heyn doonaa ilaa 2025.
Kuuriyada Woqooyi oo jabsatay xogta shirkadda Ruushka u samaysa gantaa lada.
Koox caan ah oo Kuuriyada Waqooyi ka soo jeedda ayaa si qarsoodi ah u jabsatay shab akadaha kombuyuutarrada ee horu marinta gantaallada Ruushka muddo ugu yaraan shan bilood ah sannadkii hore,Sida laga soo xigtay caddaynta farsamada ee wakaaladda wararka ee Reuters iyo falanqayn ay sameeyeen cilmi-baaraya asha amniga.
wakaaladda wararka ee Reuters ayaa hesh ay kooxo basaasiinta int ernetka ah oo ku xidhan dawladda Waqooyiga Kuuriya, kuwaas oo cilmi-baarayaasha amnigu ay ugu yeeraan ScarCruft iyo Lazarus.
Waxay nidaam dijitaal ah oo xigta xada si qarsoodi ah ugu rakibeen shirkadda NPO Ma shinostroy eniya, oo ah xafiiska naqshadeynta gantaa llada Ruushka oo ku yaal Reutov, oo ah magaalo yar oo ku taal duleedka caasim adda Moscow.
BBC ma xaqiijin karto in wax xog ah la qaa day inta lagu guda jiray faragelinta ama in mac luumaadka la daala cday.
Bilihii dhowrtii bilood ee jabsashada ka dam beeyay, Pyongyang ayaa ku dha waa qday dhowr horumar oo ku saabsan barna amijk eeda gantaalada ballistic-ga ee mam nuuca ah laakiin ma cadda in tani ay la xir iirto jabsa shada.
Khubarada ayaa sheegay in dhacdadani ay muujinayso sida dalka go’doonsan uu xi taa u beegsan doono xul afadiisa, sida Ruushka, si uu u helo tignoo lajiyada muhiimka ah
Muuse Biixi Oo Wareegto Ku Shaaciyay Xilliga Ay Dhacayso Doorashooyinka Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Dorraad soo saaray wareegto mad axweyne oo uu ku cayimayo taariikhda qabso omida doorashooyinka Xisbiy ada iyo Madaxweynah a.
Cayima adda xilliga doora shada waxaa horey ugu dho waaqay guddiga doorasha da, taasi oo sida sharcigu qabo uu Dorraad ma daxweynuhu ku xaqiijiyey wareegto.
Wareegtada uu soo saaray Biixi ayuu ku go ’aamiyay in doorashada xisbiyada dhacdo 28 December 2023,halka doorash ada Madaxwe ynaha iyo ku-xigeenka Somaliland qabsoonto 13 November 2024.
Hoos ka akhriso wareegtada Muuse Biixi
Wareegto Madaxweyne-07-08-2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somal iland, Md.Muuse Biixi Cabdi oo tix-raacaya Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha, Xeer Lr. 91/2020, oo la xidhi idha Qoraalka Summaddiisu tahay Tix: KDG/XK/K-6/56/2023, kuna taariikhaysan 05/ 08/2023, waxa uu wareegto Madaxweyne ku cayimay Muddada Qabsoomidda Doorash ooy inka Xisbiyada Qaranka iyo Madax wey naha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha Jamhuu riyad da Somaliland.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Mada xweynuhu Sidan:-
Xeer Madaxweyne Lr. 22/082023
Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doo rash ooyinka Xisbiyada Qaranka iyo Mada xweyn aha iyo Ku-xigeenka.
Markaan Arkay; Qodobka 16aad Farqa ddi isa 1aad ee Xeerka Guud ee Doora shooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiye yaasha, Xeer Lr. 91/2020, oo dhigaya in Komishanka Doorasho oyinku awood u leeyahay inuu cayimo wakhtiga doorasho oyinka la qabanayo, iyagoo Madaxw eyn aha u gudbinaya si uu Degreeto ugu soo saaro;.
Markaan Arkay; Qodobka 6aad Farqad diisa 1aad ee Xeerka Guud ee Doorashoo yinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeya asha, Xeer Lr. 91/2020, oo dhigaya in Kom ishanku uu cayi mayo taariikhaha la qaba nayo Doorashooyin ka si waafaqsan Das tuurka iyo Xeerka, iyaga oo ku salaynaya bil ka hor muddo-xileedka Ma daxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Gol aha Wakiillada, waxaana si rasmi ah loogu cay imayaa Degreeto Madaxweyne;.
Markaan Helay; Qoraalka Summaddiisu tah ay Tix: KDG/XK/K-6/56/2023, kuna taa riikhay san 05/08/2023, qoraalkaasi oo uu komishanku ku soo gudbiyay Go’aanka Sumaddiisu tahay Tix; KDG/XK/K-6/54/2023, kuna taariikhaysan 17/07/2023, kaasi oo Komishanku ku Go’ aamiyay Qodo bbadan;
1. In doorashada Xisbiyada Qaranka la qa ban doono taariikhdu markay tahay 28 Dece mber 2023, si loo helo Saddex Xisbi Qaran oo ansaxsan, lana siiyo Shahaada da Xisbinimo ee tobanka (10) sanno ah, si waafaqsan Qod obka 5aad Farqaddiisa 3aad xarafka (j) ee Xe erka Nidaamka Ururr ada iyo Axsaabta Siyaa sadda Xeer Lr. 14/2011;.
2. In doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxawynaha la qaban doono bil ka hor dhammaadka muddada xilka Madaxweyna ha iyo Madaxweyne ku-xigeenka, sida ku xusan Qodobka 83aad Farqaddiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuur iyadda Somaliland, kuna beegan 13 November 2024, iyada oo la raacayo go’aanka muddo kordhinta Golaha Guurt ida ee tix-raaciisu yahay GG/JSL/G-03/10/2022, kuna taariikhaysan 01/10/ 2022;
Waxan Go’aamiyey
1. In Doorashada Xisbiyada Qaranku ka qabsoonto dalka Jamhuuriyadda Somalil and taariikhdu markay tahay 28 December 2023.
2. In Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xige enka dalka Jamhuuriyadda Somaliland ka qab soonto taariikhdu markay tahay 13 November 2024.
Dagaalka dalka Itoobiya oo sii xooge ystay
Dagaallada ayaa sii xoogaysanaya oo ku fid aya gobolka Axmaarada ee dalka Itoo biya kuw aas oo u dhaxeeya maleeshiyaad deegaanka ah iyo militariga.
Dadka ku nool labada magaalo ee ugu waa weyn gobolka, caasimadda Bahirdar iyo Gon der oo ah magaalooyin taariikhi ah ayaa soo sheegaya iska horimaadyo xoo ggan.
Dhaqdhaqaaqayaasha iyo warbaahinta xiriirka la leh maleeshiyaadka ayaa shee gaya in ay la wareegeen qeybo ka mid ah xar unta gobolka balse waxa ay sheegay aan in ciidamo badan ay ku sugan yihiin agagaarka garoonka diyaaradaha ee mag aalada iyo xarunta TV-ga dowladda. Duulimaadyadii saddex magaalo oo go bolka ah, oo ay ku jirto Lalibela, ayaa wali hakad ku jira. Maleeshiyaadka ayaa sidoo kale sheeganaya inay maamulayaan mag aal ooyin dheeri ah oo ay ku jiraan qaybo badan oo ka mid ah Debrebirhan, oo ah xarun warsha deed oo 130-km waqo oyi ka xigta caasimada dalka ee Addis Ababa
Kooxda Afgambiga Ku Qabsatay Niger Oo Xirey Hawada Dalkaas
Hogaamiyaasha afgambiga Niger ayaa xiray hawada dalkaasi kadib markii ay diideen amar ka soo baxay wadamada Galbeedka Afrika oo ahaa in dib loo soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed Bazoum ama la fara gelin doono.
Talaabadan,
Ayaa lagu dhawaaqay galinkii dambe ee Ax adii, iyadoo tobanaan kun oo taageerayaasha afgambiga ah ay isugu soo baxeen garoon ku yaala caasim adda Nig er, Niamey, si ay ugu farxaan jeneraalada qabsaday awoodda ama Golaha Qaranka ee Badbaadada Guriga (CNSP).
War qoraal ah oo laga akhriyay telefiish anka qaranka ayuu Abdramane ku shee gay in ay jireen ciidamo horudhac ah oo la geeyay laba dal oo Afrikada dhexe ah, kuw aas oo isku diyaarinaya faragelin, bal se ma uusan bixin faahfaahin.
"Marka la eego khatarta faragelinta, taas oo sii caddaanaysa diyaarinta dalalka deriska ah, hawada Niger ayaa xiran diyaaradaha laga bilaabo Dorraad ilaa ogeysiis kale,” ayuu yidhi.
"Ciidanka qalabka sida ee Niger iyo dham maan difaacyadayada iyo ciidamada amniga, oo ay taageerayaan taageerada dadkeena, wa xay diyaar u yihiin inay difaacaan sharafta dhul keena,” ayuu raaciyay.
Afgambigii ka dhacay dalka Niger 26-kii Ju ly ayaa noqonaya kii toddobaad ee ka dhaca Galbeedka iyo Bartamaha Afrika muddo sadd ex sano ah.
Waxa ay ruxday gobolka Saaxil ee galb eed ka Afrika, kaas oo ay kula dagaalla mayaan ko oxaha hubaysan ee xiriirka la leh al-Qaacida iyo ISIL (ISIS) oo ka mid ah meelaha ugu sa boolsan adduunka.
ECOWAS ayaa dhaleeceysay afga mbiga, waxayna ku soo rogtay cunaqa batayn dhaq aale iyo mid socdaal, oo ay ku jirto inay jarto korontada Niger.
Madaxda difaaca ee ururka ayaa ku heshi iyey qorshe hawleed milatari oo suur tagal ah, oo ay ku jiraan goorta iyo meesha laga duulayo haddii aan la sii dayn hogg aamiyaha dalkaas ee xiran oo aan dib loo soo celin Axaddii Dorraad ahayd.
ECOWAS ma aysan sheegin tillaabooyin ka xiga ee ay qaadi doonto ama goorta sa xda ah ee Axadda uu ku eg yahay waqtiga kama
dambaysta ah.
KUMUU AHAA WIILKA AROOSKIISA QORSHEYNAYAY EE SHILKA KU GEERIYOODAY?
Aroos
Allaha u naxariistee waxaa Dorraad shil gaari ku dhintay Jaamac Faarax Nuur - wiil dhalin yaro ah oo u ballansanaa in uu aroos galo ma alinta talaadada ee berri.
Wux uu ka yimid magaalo xeebeedka Boosaa so oo uu ka shaqaynayey, wux uuna ku waja hnaa degma da Dhudhub ee gobolka Bari si uu maalinta berri ah ugu aqal galo.
Dadka ayaa si joogta ah ulasoo xiriirayay inta uu safarka ku jiray, qaarkood way u hambaly eynayeen halka kuwa kale ay hadiyado ka sugayeen maadaama uu yahay nin ka imanaya caasimad.
Waxaa la diyaariyey aqalkii arooska, faraxad iyo raynrayn ayaa lagu sugayey, waxaana ka mid ah dadka sugayey hooyadiis, aabihiisa iyo xaaskiisa cusub Nasteexo Siciid Nuur.
Jaamac wuxuu dhankiisa soo iibiyey qaar ka mid ah adeeggii arooska, "nin adeeg sidabuu ahaa, alaabo dhan soo qaaday, marka hadba qofbaa soo wacayey, qof u hambalyeynaya iyo mid alaab ka sugayeyba,” ayuu yiri Cabdiqani.
Haweeney fal cajiib ah ku sameysay tuug gaajeysan oo gurigeeda usoo dhacay
Wuxuu dabcan si fiican u qorsheeyay maalinta ‘ugu farxadda badan noloshiisa’ balse qorsh aha eebbe ayaa sidaas ka duwanaa. "Ninkaas qorshihiisu wuxuu ahaa in uu aroos galo maa linta talaadada, laakiin xukunka rabbi umbaa ka soo hor maray, isagoo waliba dharkii arooska soo gadtay oo adeeggii arooska soo gadtay oo waxba aan ka maqnayn… isaga umbaa la sugaayey alaabtu way diyaarsanayd oo aqalka waa la gaday, marka qorshuhu wuxuu ahaa ma anta inuu degmada yimaaddo, Xalayna adhiga la qalo beritana aroosku dhoco.” Cabdiqani ay aa sidaasi noo sheegay.
Cabdiqani Siciid wuxuu sheegay in ay geeri du si gaar ah u saameysay maadama uu mar xuumku walaalkiis ahaa isla mar ahaantaana ay muddo soo wada shaqaynayeen, "shakh siyan walaalkaybuu ahaa, nin wuxuu ahaa aan meel kusoo wada kornay shaqa wadaagna aan ahayn,” ayuu yiri Cabdiqani.
Dadkii sida joogatada ah u wacayey tale efankiisa gacanta ayaa loo sheegay in ninka ay soo wacayaan uu shil galay isla markaana uu ku jiro koomo, "hadba siduu qof usoo wacayey waxaa mid ka mid ah dadkii lagu yiri [ninka aad soo wacaysaani koomuu ku jiraa, nolol iyol gee ribuu u dhexeeyaa,” ayuu yiri cabdiqani oo ay habro wadaag yihiin Alle haunaxariistee Jaama ca Faarax.
XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA
Qoraalka sawirka,
Gaariga uu shilka ku galay
Kumuu ahaa Jaamac?
Sida aan kasoo xigannay ehelkiisa, Jaamac wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo dhammeeyay waxbarashada hoose dhexe illaa heer jaam acadeed. Muddadii u dambe ysayna wux uu ka shaqaynayey garoonka diyaaradaha magaa lada boosaaso, "Waxb arasho waa dhamee yay, iskuulbuu ka baxay kadibna jaamacadbuu ka baxay had ana ereboodka ayuu ka shaqayn ayey,” ayuu cabdiqani. Sida uu cabdiqani sheegay, qiyaastii shanti sano ee u dambeysay wuxuu Jaam ac ka sha qaynayey garoonka diyaaradaha magaalada Boosaas, wuxuuna ahaa nin markiisii u hore ysay aroos galaya.
Jaamac wuxuu ahaa madi hal gabar oo kal iya ay la dhalatay, "hooyadiisna isaga iyo gabar bay dhashayba… iyo aabihiis lab aduba, isaga ayaa wiil u ahaa reerka,” ayuu yiri Cabdiqani Siciid Maxamed oo ah ehelka marxuumka oo BBC-da la hadlay.
Xaaska ay asaydu fuushay iyo labada waa lid ee Jaamac ayeysan noo suurta gelin in aan la hadalno maadaama ay ku jiraan xaalad nax din ah, "wallaahi lagama sheekayn karo, reer farxad isu diyaariyay hadana murugo u taal waa dareemay saa… maamadii Dorraad markii loo sheegay illaa hadda waxna ma cunayso ma na had layso,” ayuu yiri cabdiqani. "Aabuhu xoo gaa waa ka yar adagyahay balse ma hadli ka ro, waa dareemi kartaa guri farxad ka jirtay oo geeri usoo hoyatay.” Ayuu sii raaciyey cabdiq ani Siciid maxamed.
Jaamac ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray shil uu Dorraad ku galay inta u dhaxaysa magaalooyinka Boo saaso iyo Qa rdho, wuxuuna ku wajahnaa degmada Dhudh ub oo arooskiisa laga diyaariyey balse Alle ha unaxariistee wuxuu Xalay u hoyanayaa gurigi isa dhabta ah, manta ayaana la aasay.
Waxaa shilka ku dhaawacmay dhowr qof oo kale balse Jaamac oo kaliya ayaa dhaawicii u geeriyooday.XIGASHO:-BBC
WIILKA QOYSKIISU AYSAN MUSLIM AHAYN EE KU GUULEYSTAY TARTAN KA QUR'AANKA KARIIMKA
Tartanka Qur'aanka
XIGASHADA SAWIRKA,IMAM AL-SHATIBI QURAN COMPETITION
Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa wa xaa lagu soo gabag abe ey ay tartan ka Qur’aanka Kari imka, oo ka qeyb galeen ard ey ka badan kun, kuwaasoo isaga kala yimid Waqooy iga Ameerika.
Tartankan Imam Al-Shat ibi oo sanadle ah ayaa waxaa lagu bixinayaa abaalmari nno qaali ah.
Ilaa 500 oo arday ah a yaa ku tartamay ay ju saska Qur'aanka, inkastoo ay u badna ayeen arday ka kala timid dalalka waqooy iga Mar eykanka, haddana waxaa jiray ku wo uga soo qeybgalay aaladda Zoom-ka.
Tartankan oo sidoo kale ay arday Soo maali ah ka qeybgaleen, ayaa waxaa sidoo kale jiray kuwo caddaan ah oo kaalimo sare ka galay tartanka.
Sheekh Cabdiraxmaan Cabdi Yuusuf oo ka mid ah waaliddiinta ay muddada dhe er carr uurtooda ka qeybgalayeen tartank an, kana soo safray dalka Kenya oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in wiilkiisu uu tartankan ka qey bgalayay muddo uuna kasoo bilaabay jus Camma."Muhiimadda iyo weyninka uu Qur' aanku lee yahay darteed ayaan uga nimid mee shaas," ayuu yiri. Wiilkiisa Cabdullaahi Cabdiraxmaan oo ka mid ah carruurta ku dhalatay dalka Mar eykan ka ayaa kaalin ka galay tartanka.Tartanka Qur'aanka
XIGASHADA SAWIRKA,SIYAD SALAH
Feysal Camuudi oo ka mid ah ho wlwa dee nna da tartanka ayaa BBC-da la wadaa gay ardayda gas hay kaalm aha sare:
1. Juska 30, qeybta wiilasha waxaa ku guul eystay Cimraan Duka
2. Juska 30, qeybta gabdhaha waxaa ku guul eysatay Usrah Cabdulraxmaan Cabd ulle oo Soom aali ah
Arrinta cajiibka ah ayaase ah in mid ka mid ah ardayda kaalmiha soo galay waxaa ka mid ah wiil caddaan ah oo qoyskiisu aysan Muslim ahayn.
Cabdulkariim Gonazalez oo kasoo jeeda lka Mexico ayaa ku guuleystay kaal inta koowaad ee tartanka 10-ka jus ee Qur'aanka.
"Waa dadaal weyn oo uu sameeyay wiilk an, waxaan leennahay hambalyo," ayuu yiri Feysal. Maxamed al-Khadiib oo ah adeerka Ca bdulkariim ee hooyadiis qaba ayaa shee gay inuusan fileyn guushan uu gaaray wiilkiisa. "Markii la tirinayay ardayda kaalmaha gas hay waan ka weynay, qofkii shanaad, afaraad, saddexaad iyo labaad. Markii mag aca koow aad ee Cabdul....la yiri waxaan is iri wiilasha So omaalida amay yihiin. Subxa anallaah Cabdulk ariim ayuu noqday," ayuu yiri.
SiyaadXIGASHADA SAWIRKA,SIYAD SALAH
Qoraalka sawirka, Cabdulkariim Gon azalez (m) iyo adeer kiis Maxamed al-Khadiib"Runtii wax fud ud ma ahayn in Ca bd ulka riim uu Xaa fid noqdo, aniga dhan dareen ayaa i saaq ay," ayuu yiri.
Cabdulkariim oo 14 jir ah ma aha qof ku dhashay Islaamka laguna koriyay, sida as dart eed ma ahayn wax fudud inuu hee rkan gaaro, sida uu adeerkiis sheegay.
"Ma aha wax fud ud in adigoo carrabka agu Isbaanish u ba rtay oo aan Carabi aq o on aad barato Qur'aa nka," ayuu yiri.
"Waxaan is barannay isagoo 11 sano iyo bar jira, wuxuu kasoo jeedaa qoys aan Muslim ahayn. Ma ogtahay dadka Mexico badankood waa Catholic (farac ka mid ah diinta Kirishtaan ka) hooyadiis ayaa noqo tay Mus lim, isaguna Mus lim ayuu noqday ma rkii uu yaraa. Alxamdul illah Ilaah ayaa u fudude eyay," ayuu yiri.
Maxamed ayaa sheegay in isaga iyo Cabdu lkarii m hooyadiis ay ka caawiyeen wiilkan inuu noqdo wiilkii ugu horreeyay ee Mexican ah ee tartanka Qur'aanka heerkan ka gaara.
Hooyadiis oo aan tartanka ku wehlin iyo dhamm aanba qoyska kale oo aan Mus lim aha yn ayaa toos u daawanayay Cabd ulkariim.
"Ilaah ayaan ka baryayaa inuu noo fudu dee yo in isaga dartiis ay kusoo Islaamaan qoysa ska kale." Ayuu yiri. Waaliddiinta ayuu kula dar daarmay inay carruurtooda baraan Qur'aanka ayna tahya ammaano saaran waalid walba. XIGASHO:-BBC


0 


HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA W. MOGTIMES DAILY NRESPEBAR EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA AGOOSTO 2023-KA
..