HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 1-DA AGOOSTO 2023-KA

0
Tuesday August 01, 2023 - 08:21:13 in Wararka by
  • Visits: 444
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 1-DA AGOOSTO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse iyo Erge yga Gaarka Ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa lka Jamhuuriyadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Dorraad Xafiiskiisa ku qaabilay Er geyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Q.M. ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Maxamed Cabdi Affey.

Ra’iisul Wasaare X amsa iyo Danjire Affey ayaa ka wada hadlay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku nool dalka, iyo sidii daruufahooda nololeed loo hagaajin lahaa.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulanka ka hadlay ayaa soo dhaweeyey iskaashiga ka dhexeeya dowladda iyo hay’adda UNHCR ee ku aadden daryeelka qaxootiga iyo barakacay aasha, gaar ahaan taageerada dhanka ilaalinta iyo nooliga ah.

Danjire Affey ayaa dhankiisa dowladda Soo maaliya ku ammaanay dadaalka ay ugu jirto sidii dalka loogu soo dabbaali lahaa amni iyo xasillooni, taas oo wax weyn ka tareysa xa ala daha qaxootiga iyo barakacayaasha dalka ku nool.

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga labada dal

La taliyaha dhinaca ammaanka ee mada xw eynaha Kenya William Ruto, Monica Juma ay aa kulan la qaadatay dhigeeda Soo maaliya Xu seen Macalin Maxamuud.

Kulanka ayaa ahaa mid ay mas’uuliyiintu ay kaga hadlayeen sidii labada dowladood ay uga qayb-qaadan lahaayeen sidii loo xo ojin lahaa xiriirka istaraatajiyadeed ee lab ada dal.

Sida laga soo xigtay MS Monica, oo ho rey u ahayd xoghayihii hore ee gaasha andhigga Kenya, kulanka waxa diirradda la gu saarayay ho rumarka gobolka iyo saam aynta isbeddellada caalamiga ah ee amniga qaranka iyo gobolka.

Weerarada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo amniga xuduudaha ayaa sidoo kale si weyn loo g a hadlay kulanka.

Ms Monica ayaa bogaadisay guulaha ay do wladda Soomaaliya ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab taasoo keentay in Al-Shabaab laga saaro dhul ballaaran.

Waxa ay hoosta ka xariiqday in dowla dda Kenya ay ka go’an tahay in ay sii waddo dada llada hagar la’aanta ah ee ay kaga caawineyso Soomaaliya meelo kala duwan oo ay ka mid yihiin la dagaallanka Al-Shab aab.

La taliyaha amniga qaranka ee madaxw eyn aha Soomaaliya, Xuseen Cali Maxam uud ayaa dhankiisa waxa uu hoosta ka xar iiqay in dowl adda Soomaaliya ay dooneyso in ay sii xoojiso wadashaqeynta labada dhinac.

Kenya iyo Soomaaliya ayaa muddo sanado ah wadaaga xiriir diblomaa siyadeed iyo mid la ba geesood ah oo ta ariikhi ah, waxaana la fila yaa in kulanka uu wax weyn ka tari doono isk aashiga labada dhinac.

Duqa Muqdisho oo sheegay inay ka guuleysteen Al-Shabaab iyo Ciyaal Weero 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay inay ka guu leysteen dagaalkii ay la galeen Al-Shabaab iyo Kooxihii Ciyaal werada ahaa ee dadka ku dhibaateyn jiray Magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay inay ku guul eysteen in ay hagaajiyaan Aniga M/Muqdisho, isla markaana had da dhammaan degmooy inka Gobolka Banadir Amnigooda ay yihiin kuwo ley sku hale karo.

G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Yuusuf xuseen Jimcaale Madaale ayaa ugu baaqay da dka kunool Gobolka Banaadir inay la Shaqeey aan laamaha Amniga si ay ugu noolaadaan amni buuxa.

Hadalka Guddoomiyaha Gobolka Bana adir ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii la soo dha afay uu xuma amniga Magaalada Muqdisho, is la markaana ay ka dhaceen qaraxyo iyo dilal qorsheysna oo lala beegs aday as’uuliyiin dow ladeed iyo askar.

Xildhibaanadda 2-da Aqal ee Baarlam aanka oo Dorraad ansixiyay Miisaaniya da dowlad da 2023-ka

Xildhibaanada 2da Aqal ee Baarlamaaka FS oo Dorraad kulan wadajir ah ku yeeshay xaru nta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ay aa ansixiyay dib u eegista Miisaaniyada dowl adda 2023 oo mudanayaasha ay si weyn uga soo doodeen fadhigoodii ugu dambeeyay. Ku lanka Xildhibaanada labada Aqal oo uu shir gu ddoomiyay G/G/shacabka S.Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku xigeennada 2da Aqal ee B/Soomaaliya.

Xildhibaan Maxa med Faarax Nuux oo ah guddoomiyaha Gu ddiga Maaliyadda Bar lamaanka 2da Aqal & ku xigeenka guddiga Maaliyadda Aqal ka Sare Senatar Ibrahim Aw Gaab oo kulanka ka wada hadlay ayaa Xildhibaanada labada Aqal warb ixin ka siiyay heerarka ay soo ma rtay Miisaan iyadda 2023-ka, waxayna Xildhib annada ka co dsadeen iney ansixiyaan maad aama uu gudd igu qiimeyn ku sam eeyay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan madoobe ayaa Xildhibaann ada labada aqal u soo jeediyay iney ansixi yaan Miisaaniya da oo la soo mariyay akhr inta 1-aad, 2-aad iyo sadexaad, waxaana si gacan taag ah ugu code ysay 169 Xildhi baan oo ka kooban labada aq al, waxaa dii day 1 Mudane waxaana ka aamu say 2 Xildhibaan, iyadoo guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu ku dhawaaqay in sid aasi ay ansax ku tahay Misaaniyadda dow ladda 2023-ka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS Biixi Iiman Cige ayaa dhankiisa uga mahad celiyay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya sida aqlabiyadda leh ay u ansixiye en Miisaaniyadda, wuxuuna sheegay in dadaal dheer lagu bixin doono kobcinta iyo kor u qaad ida dhaq alaha dalka.

Ugu dambeyntii guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka soo xiray ayaa Wasaarad da Maaliyadda iyo guud ahaan Xukuumadda u sheegay in Miisaaniyadda iyo xisaab xirka waq tiga loogu talagay Golaha la hor keeno si Xildhibaanada ugu helaan waqti ku filan isl amarkaana ay u mariyaan

Maxkamada Ciidamadda Oo Dil Iyo Xabsi Ku Xukuntay Dhalinyaro Tiktokley Ah Oo Gabar Isku Dagaalay

Maxkamada darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida ayaa Dorraad xukuno isugu jira dil iyo xabsi ciidan oo sanado ah ku riday dhalin yaro loo heysto kiis dil ah, iyagoo isku heysta gabar.

Sida maxkamada laga sheegay,maxamed

Abuukar Dayax waxaa lagu xukunay Dil toga sha ah, Maxamed Cali Cusmaan ayaa lagu xuk umay Shan sano oo Xab si Ciidan ah, halka Sharma’arke Xuseen Jimca ale "Cr” isna lagu xukumay xabsi Sanad ah.

Garsoorayaasha maxkamada ayaa fadhiga ka sheegay in Sharma’arke Xuseen Jimcaale "Cr” &maxamed Faarax Maxamed ay isku dagaal een gabar TikTokley ah oo ay wada socdeen CR.

TikToker – Sharma’arke Xuseen Jimcaale "Cr” ayaa Danaana ahaan u soo watay Maxam ed Abukar Dayax iyo Maxamed Cali Cusmaan oo ilaalada Shacabka NISA ka tirsan.

Marxuum Saciid Cabdi Cali oo islahaa yaan da gaal dhicin ayaa Dayax Madaxa Bistoolad Qaa dsiiyay.

Wasiirka cadaaladda oo saxiixay siyaas adda hubinta da’da carruunta.

Wasiirka cadaaladda iyo arr imaha Dastuur ka XFS mudane Xasan Mac allim Maxamuud ayaa Dorraad saxiixay Siya asadda Qaran ee hubinta da’da carruu rta oo dejinay sa baaxad da, shuruudaha, habka iyo fursadaha isticm aal ka qiimeynta da’da.

Siyaasadan oo waafaq san heshiiska xuquuqda Ca rruurta Qaramada Midoob ay (HXCQM) ee ay saxiix day DFS, waxaa sal dhig looga dhigay qaab-dhismeedka dadaa llada Qaran ee dib-u-habe eynta shuruucda carruurta oo nidaamka cadd aaladda carru urta Soomaaliyeed lagu waafa jiyo halbeeg yada caalamiga ah.

Bankiga adduunka oo meel mariyey $75 Mil yan oo lagu kabayo miisaaniyadda dowl adda Soomaaliya

Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Addu unka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kab ka miisaan idda Dowladda, deeqdaas oo gaar ahaan ka timid barnaamijka horumarinta Siyaas

adda Dhaqaalaha (DPO).

Dowladda Federalka Sooma aliya waxa ay si buuxda u soo dhaweyneysaa, kana ma had celinaysaa taageera da Miisaaniyadeed ee Bangiga Adduunka uu ugu deeqay Dowladda Soomaaliya.

Taageeradaan Maaliyadeed waxa ay imaa neysaa xiligii ugu habooneyd ee dowladdu ay guul ka gaartay dib-u-habeynta dhaqaalaha, waxaayna sahlaysaa in si habsami leh ay u siis codaan dadaalada aan aan ugu jirno kobcinta dhaqaalaha loo dhan yahay.

Guddiga doorashada Puntland oo qaad ay tallaabo xasaasi ah kadib go’aankii baarlamanka

Guddiga Kumeel-gaarka ee doorashoo yinka Puntland ayaa Dorraad kulan xasaasi ah oo ay yeesheen ku ansixiyay Xisbiyada rasmiga ah ee dowlad-goboleedka Punt land.

Xubnaha guddiga ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in siddeed xisbi ay noqdaan ku wa rasmiga ah, xilli dhawaan baarlamaanka Puntland uu meel-mariyay furista dastu urka, kaasi oo qeyb ka ahaayeen Xisbiyada siyaasadda.

Warqad ka soo baxday guddiga kumeel-gaarka ee doorashooyinka Puntland ayaa lagu sheegay in guddiga uu qaatay go’aank an kadib markii uu arkay natiijada doorasho oyinka hordhaca aheyd ee 25/10/2021 iyo wax ka bedelka dastuurka qodobka 46-aad faqrada 3-aad.

"Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Pun tland, oo ah hay’ada ugu saraysa ee Puntland u qaabilsan qabashada Doorash ada golayaa sha degaanka, diiwaangelinta ururada siyaa sadda, ansixinta iyo sharciyeynta xisbiyada si yaasadeed markii uu arkay dastuurka Puntland qodobka 114-aad farqada sadexaad iyo xeerka doorashooy inka golayaasha degaanka xeer LR3 2013 qodobka 12-aad farqada 7-aad.”

Guddiga TPEC ayaa sidoo kale shaaciy ay in shahaadada rasmiga ah gudoonsiin doono xi sbi kasta, oo kamid ah siddeeda xisbi ee uu Dorraad ku dhawaaqay.

Hoos ka aqriso xisbiyada rasmiga ah ee Pun tland;

1. Xisbiga Kaah

2. Xisbiga Mideeye

3. Xisbiga Sincad

4. Xisbiga Ifiye

5. Xisbiga Mustaqbal

6. Xisbiga Shaqaalaha

7. Xisbiga Runcad

8. Xisbiga Horseed

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Baarlam aan ka Dowlad-goboleedka Puntland Cabdir ashid Yuusuf Jibriil ayaa hambalyeeyay dha meysti rka nidaamka Xisbiyadda siyaas adda ee Pun tland.

Sidoo kale waxa guddoomiyaha uu guud ahaan dadweynaha Puntland ugu hambal ye eyay ansixinta 8 Xisbi siyaasadeed ee ra smiga ah ee dowlad-goboleedka Puntland ee Dorraad ay shaaciyeen Guddiga TPEC.

"Waa ku mahadsan yihiin dhammaan dhina cyadii walba kaalin wanaagsan ka qaatay dha mmeystirka nidaamka Xisbiyad da 25 sanno kadib aas-aaskii Puntland.”

Hoggaamiyaha calooshood u shaqeystayaa sha Wagner oo fariin cusub soo saaray

Madaxa ciidamada calooshood u shaqeys tayaasha ee Ruushka, Yevgeny Prigozhin, ay aa sheegay in ciida madiisa Wag ner ay aad ugu mashquul sanyihiin maalm ah aan, shaqaal eys iin ta ciidamo cusub. Wuxuu baahiyay farriin cusub iyado oo lagu jiro olole ras mi ah oo lagu muujinayo in ciidamada calooshood u sshaqey stayaasha ah ee Wagner la howl galiyay tan iyo markii uu dhacay kacdoon kooban bishii Juun.

Qaar ka mid ah dagaalyahanada ayaa u guuray Belarus, kuwa kale waxay noqdeen ciid amo joogto ah, halka i kuwo kalena oo badan ay ka fariisteen shaqada.

Mr Prigozhin ayaa ku adkeysanaya in Wagner uu hadda go’aan ka gaarayo ujeeddoo yinkiisa xiga, laakiin inta ka horreysa go’aank aas ay uu ay sii joogayaan Afrika iyo xarumaha tababarka ee Belarus.

Guddiga dib u eegista Dastuurka oo bilaab ay ka doodista heshiiskii madasha wadatashiga Qaranka

Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee dib u eegsita iyo hirgelinta Dastuurka Avv. Burhaan Aadan Cumar oo uu wehliyo guddo omiye ku xigeenka guddiga Md. Maxamed Xa san Idiris ayaa Dorraad shir guddoomiyey ku lanka maalin laha ah ee guddiga oo diirada lagu saaray sidii luuqad Dastuuriya loogu ba deli lahaa heshiisyadii madasha wadatashiga Qaran ay gareen oo guddigu la wareegay 26-kii bishan, iyagoo kala wareegay guddiga Da stuurka baarlamaan ka JFS.

Xubnaha guddiga oo ah miyadda 1-aad siinaya sidii loo dhameystiri la haa qabyo qoraalka Dastuurka KMG ah ayaa maalmahan waday ka shaqaynta iyo wax ka ba delka cutubyada 1-aad Ilaa 4-aad ee Dastuurka KMG isla-markaana cutubyada hore ee Das tuurka loo horgeyn lahaa laanta sharci dajinta dalka si ay waajibaadkooda uga gutaan.

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo xukuno ku riday 36-ajaanib ah

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa Dorraad xukunka kasoo saartay 36 Eeda ysane oo ajaanib ah kuwaas oo sife sharci dar ro ah uga kalluum aysanayey Biyaha Badda Soomaaliya Eedaysanayaashan oo ay hore xukun ugu riday Maxkama dda Gobolka Banaadir ayaa rafcaan ka qaatay xukunka hore.

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Bana adir ayaa wax ka bedeshay Xukunkii ay hore ugu riday Eedaysanayaasha Maxkamadda Gob olka Banaadir,Maxkamada Rafcaanka ayaa Eedaysanayaasha ku xukuntay midkii ba lacag dhan $12000 oo dollar,waxa ay sidoo kale Max kamadu xukuntay in lala wareego doomihii ay ku kaluumaysanayeen.

Eedaysanayaashan ayaa weli haysta fursad ay ugu dacwoon karaan Maxkamadda Sare ee dalka haddii ay ka qabaan wax cabasho ah xuk unka ay ku rideen maxkamadda.


Ogeysiis muhiim ah oo kasoo baxay Maxk amadda ICC

Ogeysiis dhawaan kasoo baxay Maxkama dda Dambiyada Caalamiga ee ICC ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ay furtay qeyb loogu tala galay in dacwadaha lagu soo gudbiyo.

Waxa ay Maxkamadda u gu talagashay waaxdan in ey ku soo dhacaan dham aan dacwadaha lo ohayo cadeymaha iyo kuwa mu uqda ee sida maalin laha uga dhaca dunida oo shaqsiyaad iyo dowlado ay geystaan.

Qof walba oo haya macluumaad ku saabsan dambi dhacay, ama Goobjoog ka ah ama sidoo kale u heli kara cadeymo ku filan ayey sheeg tay maxkamadda in mudnaan gaar ah ay siiney so islamarkaana dacwadiisa la qaadi doono iy adoo aan ku xerin wax shuruud ah.

Hadaba halkan hoose ka akhriso Liiska da mbiyada iyo gabood fallada ay Maxkamadda ar uurineyso islamarkaana Maxkamadda ay qaad eyso dacwadahooda waxaana ay kala yihiin:

1- In dad rayid loo beegsado si ula kac ah,

2- In dad kama’ (Ganacsi ama Hanti) xoog loo ga qaato

3- Jirdil ama si bini’aadanimo kabaxsan in qof ama koox loo dhibaateeyo.

4- Maxaabiis si bini’aadanimada kabaxsan loo jirdiley..

5- kufsi Hawaanka, ama Caruurta.

6- Xasuuq.

7- Dil ama qof la weysan yahey oo gabood fallo geystay.

8- Iyo ugu dambeyn dhinac walbo aadanaha oo aad is lee dahey waxaa lagu xad gudbey xuquuqda

Qofka loo heysto Danbiyadaas muhiim ma han, hadii uu yahey mas’uul xil haya hada ama hore u soo qabtey, sida: Madaxweyne. Madax weyne Hore, Ra’iisal Wasaare, Ra’iisal Wasa are Hore, Wasiir, Wasiir Hore, ama xilalka sare sida NISA ama hadda ah ama hore u soo qab tay qof walba waad dacweyn kartaa hadii aad xog ku saabsan aad heysid sidaan raac hoosku qoran.

Soomaaliya ayaana kamid ah wadamada u gu badan oo ay ka dhacaan Gabood fallada oo ay geystaan mas’uuliyiin wata shaar dowladed iyadoo aysan jirin maxkamad awood u leh oo ku taala dalka islamarkaana wax ka qabata.

Halkan riix si aad u ogaatid macluumaadka si da aad xogta u gud bineysid:

https://www.icc-cpi.int/news/icc-prosecutor-karim-aa-khan-kc-announces-launch-advanced-evidence-submission-platform-otplink

AMA, Sidoo kale halkan riix sida aad u gud bisid toos marka aad ogaatid macluumaadkaas korku qoran buux formka:

https://otplink.icc-cpi.int/

Marka ay hesho maxkamada ICC dacwad da wey ku soo jawaabi doontaa sida kugu fud ud oo ay kula soo xiriiri karto.

Muqdisho-Somalia




2 nin oo Ciraaqiyiin ah oo mar kale Kitaabka Quraanka ku gubay Sweden

Laba nin oo asal ahaan kasoo jeeda Ciraaq ayaa ka dhabeeyay balantii ay ku galeen in ay Qur’aanka ku gubi doonaan afa afka baarl amaanka baarlamaanka Sweden.

Waxa ay ku tunteen dhulkana ku laade en kitaabka Quraanka, kadibna dab qab adsiiyeen xaashimaha kitaabka, si la mida sidii la sam eeyay mudaaharaad ka dhacay bannaanka ma saajidka weyn ee magaa lada Stockholm bil ka hor.

https://somaliweyn.org/wp-content/uploads/2023/07/8acc9d53-5900-4cac-9292-645a1d91a639.jpg Mid ka mid ah nimankaas oo lagu maga caabo Salwa an Najem ayaa horay ugu hanj abay inuu sii wadi doono gubista Quraanka ilaa kitaabkan laga mamn uuco gebin ahaa nba dalka Sweden.

Gubista qur’aanka kariimka ah ayaa ka ca dhaysiisay dalal badan oo kuwa mus lim iinta u badan, waxayna su’aalo ka keen een siyaasad da Sweden ee xoriyatul qaw lka.


"FAALLO"Nuur Badanihii, Waliyulaahi Shi ikh Cabdi Celi oo Bannaanbaxa Siya aradi isa ay Dorraad ka dhacday Degamada Warshiikh

Sannad walba marka la gaaro bisha koowad (1) ee Hijriyada Islaamka ee loo yaqaano MUX ARAM ama ZEKO, idil ahaan waxaa daafyaha caalamka si baahsan uga dhaca Siyaarada ca alimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed AABBE SH.

CABDIRAXMAAN BIN SH.

CUMAR AL-CELIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIQKHIYI.

Kumanaan muslimiin ah ayaa 12-kii bilood waqtigaan oo kale ku kulma siyaaradaasi, looma kala hara ka qey b-galkeeda, qeyb walba oo bulshada ka mid ah kama maqnaato halkaasi, madax dawladeed, siyaasiyiin, duubab dhaqan, culumaa’udiin, safiirro, saraakiil, qurba-joog, ganacsato, hawe en, dhallinyaro iyo cid kasta oo muhiim u ah dadka Soomaaliyeed ayaa si furan uga qeyb qaata Siyaaradaasi.

Taariiq ahaan, WALIYULAAHI AABBE SHIIKH CABDI RAXMAAN SH. CUMAR SH. MAXAMED SH. DAA’UUD

 oo lagu naaneyso {SH.CABDI CELI} 

wuxuu abaarihii 1895-kii uu ku dhashay deegaanka QORILOOW ee ka tirsan Degmada WARSHIIKH ee G/SH/DHEXE.

Qoys-ahaan wuxuu ka soo jeedaa dhal GOB EED oo CULUMO ah, kuraynimadiisii (yaraanti isii) ayuu Shiikhu ku najaxay inuu dusha ka xa fido Quraanka kariimka ah, isla markaana barto kutubta cilmiga diiniga ah, isagoo u tagay Galb eedka iyo Koonfurta Soomaaliya raacashada iyo daalacashada Diinta Islaamka illaa uu ka noqday CAALIM weyn oo la xushmeeyo.

Ardayda ka aflaxday intii uu noolaa Shiikha waa sida xiddigaha oo kale, waxaana wax ka bartay oo ka diin qaaday Boqolaal xer ah oo markii dambe noqday Culumo waa-weyn, kutu badii uu Shiikhu akhrin jiray oo ahaa BADW EYN ayaa haddana waxaa ka xusi karnaa TAFSIIRKA,RIYAALU SALAAXIINKA, AXKAAMTA, FIQIGA, NAXWAHA, SARFIGA IWM.

Xarumaha iyo masaajidyada uu kutubta ka gali jirey waxaa ka mid ahaa masjidka jaama cada Shingaani, Mowlicii degmada Boondh eere, xaruntii degmada Cadale, Markaskii deg mada Baraawe oo uu tagi jirey qeyb ka mid ah sannadka iyo Fariisinkiisii degmada Warshiikh.

Alle ha u naxariistee Shiikhu wuxuu dajiyay kutubo aan yareyn, kuwaasi oo ay ka mid ahaa yeen NAXWAHA, SARFIGA & QASIIDFOOYIN NABI AMAAN AH, Jaa’isada Shiikhnimada wa xa uu ka qaatay Mashaaiqda kala ah: Sheekh Axmed Cusmaan Gandarshe, Shariif Xasan Daqare iyo Sheekh C/laahi Qudbi.

Geeridu waa xaq, waana halka lagu damb eyn doono, ma dhinte waa Ilaah ee Allaha u na xariistee Aabbe Sheikh Cabdi Celi wuxuu ifka ka wareegay 1981-kii waxaana lagu aasay sal dhigiisIi degmada Warshiikh, intii uu nolaaa Shiikhu wuxuu u go’ay fidinta diinta islaamka.

Darajo ahaana wuxuu gaaray inuu noqdo MUFTI loo soo doonto qeybaha kala duwan ee diinta iyo ka jawaabida su’aalaha diiniga ah, dhaqan ahaan wuxuu ahaa deeqsi aan la gaari karin oo hoygiisa aaney waxba ku baryi jirin.

Sifo ahaan wuxuu ahaa astaanta degmada Warshiikh, geeridii Shiikha kadidb waxaa khal iifnimadii la wareegay SH.

MUXUMED SH.

CABDI RAXMAAN oo isna geeriyooday, haatana waxaa hawshii Shiikhnimada haya SHIIKH QAASIM SH.

CABDI RAXMAAN Alle ha xafidee.

Kumanaan dad ah oo ka kala tagey magaal ooyiin aad u fara badan ayaa haatan ku urur san degmada Warshiikh oo 65-K.M u jirta mag aalada Muqdisho, ujeedka muslimiintaasi waa sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen siyaarada Shiikhooda, iyaga oo ALLE dambi dhaaf ka bar yaya, una duceynaya guud ahaan ummadaha Islaamka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed.

Maalmo kaddib, bulshooyinkaasi waxay dib u gu soo laabtaan deegaannadii ay ka baqooleen iyagoo Faraxsanb isla markaana ku raali ku ah socdaalkii ay ugu amba-baxeen Siyaarada Shi ikhooda SH.CABDI CELI ee Degmada WARSHIIK.

WD:Wariye Sheekhaalow

QM oo soo dhoweysay in Kenya ay ciidamo u dirto Haiti.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dalabka dawladda Kenya ee ku aaddan inay hoggaam iso ciidamo caalami ah oo isku dhaf ah oo la da gaalama koo xaha budhcadda ah ee xasilooni darrada ka wada dalka Haiti, isla markaana ay dib u soo celiyaan kala dambaynta.

Ra’iisal wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry ayaa bishii October ee sannadkii hore wuxuu soo jeediyey baaq deg deg ah oo ku aaddan, inuu u baahan yahay cii damo caalami ah oo gacan ka geysta, soo cel inta ammaanka iyo kala dambaynta, isla mark aana in la xakameeyo budhcadda.

Wasiirka arrimaha debedda ee dalka Ken ya ayaa sabtidii ku baaqay in dalkiisu uu diri doono 1,000 askari oo boolis ah, kuwa as oo gacan ka geysta tababarida iyo taag eerada ciidamada booliska ee Haiti, si ciid ankaasi ay awood ugu yeeshaan inay ilaaliy aan xarumaha hay’adda dawladda.

MAXAA KA SOCDA HAITI Tan iyo bishii July ee sannadkii 2021, waxaa sii kordha yey awoodda kooxaha budhcadda ah ee dalkaas ka hawlgala, ka dib markii la shirqo olay mad axweynihii hore ee Haiti Jovenel Moise, waxa ana haatan lagu qiyaasaa inay gacanta ku hay aan 80% caasimadda dalkaas.

Waxaa sare u kacay dilalka, kufsiga iyo afd uubka loo geysanayo dadka rayidka ah, iyada oo aanay ciidamada dalkaasi lahayn awood ay ku xakameeyaan. Xoghayaha Qaramada Mid oobay ayaa ugu baaqay Gol aha Ammaanka in ay taageeraan, hawlgal ka madax-banaan Qar amada Midoobay oo isku dhaf ah, isaga oo ku dhiirigeliyey dalal ka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay in ay ka qayb qaataan hawlgalkan. AP .

Khilaaf soo kala dhex-galay Dowladaha Iran iyo Sucuudiga.

Caqabad cusub ayaa la soo deristay he shiiskii ay gadh-wadeenka ka ahayd daw ladda Shiinuhu ee la isugu soo dhoweeyey Iran iyo Sucuudiga, ka dib markii ay labada dal isku qa bsadeen ceel shidaal oo ku yaalla Gacanka Persia.

Dalalka Sucuudiga iyo Kuwait ayaa si wada-jira u sheegtay ceel shidaal oo ku yaalla xeebaha al-Durra, halka dalka Iran ay dhinacooda ka sheeg teen inay leeyihiin xuq uuqda goobta ceel kaas laga helay, taas oo ay ku magcaa been Arash. Labada dhinac ayaa bi shii March waxay Tehran ku yeesheen wadaha dal arrintan la xidhiidha, hase ahaatee wax na tiijo ah lagamada gaadhin.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha deb ed da ee Iran Nasser Kanaani ayaa sheegay ina anu dalkiisu u dul-qaadan doonin in lagu xad-gudbo xuquuqdiisa, isaga oo taageeray ey had al uu hore u sheegay wasiirka shidaa lka ee da lka Iran.

"Waxaanu hore u sheegn ay, sida aanu di yaarka ugu nahay inaanu dalka Kuwait kala ha dalno arrintan” ayuu u sheegay afh ayeenku warbaahinta, isaga oo sii raaciyey "Hase ahaa tee, haddii aanay jirin cid dan aynaysa in laga wada faa’iidaysto goobtaas [ceelka shidaalka], Jamhuuriyadda Iran wax ay si iskeed ah u bil aabaysaa sahaminta iyo ka faa’iidaysiga khayraadka”.

Wasiirka shi daalka ee Kuwait ayaa u sheeg ay telefi ishanka Sky News Arabia toddobaadkii hore, in dalkiisu uu bilaabi doono qodista iyo soo saarka shidaalka, iyada oo aan la sug ayn in in heshiis la gaa dho.

Sucuudiga ayaa markaas wixii ka damb ee yey la saftay Ku wait, iyaga oo sheegay in laba da dal ay lee yihiin goobta shidaalka laga he lay, iyaga oo ugu baaqay Iran inay dib ugu soo laabato miiska wadahadalka. AP .



WAA TUMA GABADHA SOOMAALIYEED EE KU GUULEYSTAY BILADA CAALAMIGA AH EE LAGDINKA IYO HARAATIGA?


Somali Taekwondo XIGASHADA SAWIRKA,SOMALI TAEKWONDO

Muniira Cabdiwaaxid oo kow iyo labaatan jir ay aa noqoneysa gabadhii ugu horreysay abid ee So omaaliya ku metesha tartanka ciyaarta legdinka iyo haraatiga heer caalami. Waxay isu diyaarineysaa oo ay ka qeybgeli doonta tartanka caalamiga ah ee Baariis ka dhici doona sa nadka dambe.

Muniira Cabdiwaaxid oo ku guda jirta hadafkeeda ah inay noqoto ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Sooma aliya u cayaarta lagdanka iyo haraatida ee Taekwon do ayaa sheegtay in ay guul u tahay billada ay ha natay.

Waxaa ay ka qeyb gashay cayaaraha lagdanka Taekwondo-ga iyadda oo xidhan xijaabka taa oo soo jiidatay dareenka Soomaalida qurba joogta ah ee ku nool Manchester ee boqortooyadda Ingiriiska.

Muniira Warsame Cabdiwaaxid oo ah gabar Soo maali ah oo haysata dhalashada Ingiriiska ayaa si doo kale noqonaysa gabadhii ugu horreysay ee cay aarta tartamada Taekwondoa ee heerka caalami ee ka soo jeeda Soomaaliya. Waxay hami iyo filasho weyn ka qabtaa guul ay ka gaarto ciyaaraha Olo mbikada.

Muniira ayaa markii ugu horeysay soo xiratay cal anka Soomaaliya sanadkii 2018-kii, iyadda oo ka qe yb galaysa tartanka dhalinyarada adduunka ee la qa btay isla sanadkaasi. Waxaa ay dedaal dheer u gash ay sidii ay Soomaliya ugu matali laheyd Ciyaaraha Olombikada ee Paris 2024.

Sida ay u bilowday legdinka iyo haraatida

"Guulaha la taaban karo ayaay u tahay Soomalida iyo kooxda Qaranka. Muniira Warsame ayaa ku guul aysatay billad maar ah tartanka caalamiga ah ee Brit ish Open 2023,” ayaa lagu yidhi barta Twitterka ee Xiriirka cayaaraha Teakwondo. Gabadhan ayaa ma rkii ugu horreysay bilowday ciyaarta Taekwondo, ma r na ma aysan malaysan jirin in doorashadeeda ci yaa raha ay taariikh sameyn doonto.

Markii ugu horeysay ee ay muniira ku guueysatay cayaarahan waxaa ay aheyd da’deedda 15 sano ji rka markaa oo ay ku guuleysatay koobkeedii ugu ho rreeyay ee xulka qaranka Soomaaliya, waana gab adhii ugu horreysay ee xirfadda ciyaarta Taekwon doah guud ahaan Soomaliya.

"Waxa i dhiirigeliyay waa inaan arrinkan u samey nayaa si ay iigu daydaan gabdhaha aniga oo kale ah oo aan fursad u helin," ayay ku tiri wareysi ay sii say Olympics.com iyada oo joogta gurigeeda Lon don.

"Waxaan rabaa inaan sare u kaco oo aan cadde eyo, haddaan nahay gabdhaha Soomaaliyeed oo xi jaaban, inaan sameyn karno arrimaha noocan ah," a yay tiri Muniira. Waxay intaas raacisay inay dooney so inay ku dhiirogeliso gabadha Soomaaliyeed inay ciyaaraan tartamada Legdinka iyo haraatiga.

Muniira ayaa horey uga qeybgashay tartamo Leg din iyo haraati, iyada oo guuldaro kala kulantay tarta nkii Afrika ee sanadkii 2021 lagu qabtay dalka Sene gal. Waxay ka qeybgaleysay tartanka loo qabto gab dhaha miisaankoodu ka yar yahay 57 kiilogaraam. Waxaa ka adkaatay gabadha mateleysay Morocco ee Nada Laaraj.

Qoyska Muniira, iyo legdinka iyo haraatiga

World Taekwondo XIGASHADA SAWIRKA,WORLD TAEKWONDO

Qoraalka sawirka,

Muniira oo ka qeybgaleysa tarta nka Legdinka iyo Haraatiga ee Afr ika Muniira waxay timid Ingiriiska iya da oo carruur ah kadib markii qoysk eedu kasoo qax ay dagaalada sokeeye ee Soomaa liya, halkaas oo ay ka heleen fursad degenaasho iyo waxbarasho. Waa qoys dhan oo dedaal ugu jira inay ciyaaraan Taekwondo.

"Aniga iyo walaalkay iga weyn ayaa si wadajir ah u bilaabnay cayaarta. Labadayda walaalaha ah ee yaryarna hadda waxay ciyaaraan taekwondo. Hooya day sidoo kale way isku dayday, laakiin goor hore ay ay joojisay cayaaridda,"ayaay tiri.

"Waxaan nahay qoys jecel cayaarta taekwondo ah," ayay raacisay hadalkeeda ka dib markii ay ka qaybgashay Koobka Adduunka ee 2023 ee Baku. Waxay ahayd markeedii saddexaad ee ay ka qeybg asho tartamada Taekwondo.

Si la mid ah Ramla Cali, oo aheyd feeryahanadii ugu horreeyay ee Muslim ah ee ku guulaysta horya alka Ingiriiska iyadoo xijaaban, waxay door biday in ay matasho Soomaaliya, iyada oo u halgamaysa in ka badan billado.

"Waa dalkaygii hooyo, oo ay waalidkey ka yima adeen, waxaana rabaa inaan ku dhawaado dhulke yga," ayay si adag u tiri.

Cayaaryahnadaan oo xarunteedu tahay dalka Ingiriiska ayaa markii ugu horreysay soo xirtay cala mka Soomaaliya, iyada oo ka qeyb galeysay tartan ka da’yarta adduunka ee 2018-ka. Casuumaadda xi riirka Taekwondo-ga Soomaaliya ayaa ka dhigtay in ay noqoto haweeneydii ugu horreysay abid oo tartan caalami ah ugu tartanta Soomaliya.

"Markii aan ku biiray xulka qaranka Soomaliya, waxa ay ahayd riyo rumowday, waxay aheyd in aan gaa dhay wax aan waligey ku taamaayay," ayaay yidhi Ramla Cabdiwaaxid.

Waa tumaa gabadhii u awood sheegatay Ramla Cali?

Dhiirogelinta ay la kulanto Muniira Warsame

Markii ay u dhaqaaqday Muniira rumeynta xirfade eda Taekwondo ee legdinta iyo haraatiga waxaa ay la kulantay caqabado dhowr ah.

Laakiin dhiirigelinta iyo taageerada ay ka heshay bul shada qurba-joogta ah ee Soomaalida, ayaa sii xoo jisay rabitaankeeda ahaa in ay xidig ka noqota caya araha.

"Hablo badan ayaa fariin ii soo diray iyagoo leh, 'Waxaad igu dhiiro-galinaysaa inaan cayaaro taek wondo'… Xataa waalidiinta qaar ayaa ii soo diray far iin ah inay gabdhahooda keeni doonaan naadiga Taekwondo," ayaay tiri Muniira oo gacan ka siiya ta babarida qaar ka mid ah gabdhaha da'da yar na adigeeda.

"Waxaa jira ciyaartoy badan oo cajiib ah oo xijaa bka xidhan, waxaana dareemayaa in xirfadaan Taek wondo hadda aan jebineynay cadooyin badan oo ay dadku si qaldan u fahamsanaayeen."

"Waxaan jebinayaa sheekada ah 'Gabadh Sooma aliyeed ama Muslimad ah yaanay isboorti samayn,'' Muniira ayaa hadalkeeda ku dartay.

Muniira oo ku guuleysatay bilada maarta ah ee British Open 2023, oo isku tilmaamtay inay tahay ‘weerar yahanad adag' ayaa sidoo kale muujisay hamigeedda ah in ay kor u qaado oo ay u cayaarto Soomaaliya.

Wararkii ugu dambeeyey ee DAGAAL ka dhex-qarxay kooxaha Falastiiniyiinta

Iska hor-imaadyo ayaa maalintii saddexaad Dorra ad ka socda xero qaxooti oo Falastiiniyiinta ay deg an yahay oo ku taalla dalka Lubnaan, kuwaas oo u dhaxeeya kooxda Fatax ee madaxweyne Maxamuud Cabaas iyo kooxaha kale ee Falastiiniyiinta oo isku dhaanc ah.Khasaaraha dhi mashada ee dagaalka ayaa Dorraad gaaray sagaal, sida ay sheegeen saraakiisha Lubnaan.Afhayeen u hadlay ciidamada Lubnaan ayaa xaqiijiyey tirada khasaarihii ugu dambeeyey ee xerada Cayn Al-Xilwah. Laba askari oo oo ku sugan banaanka xe rada ayaa sidoo kale dhaawacmay, sida uu sheegay Col. Fadi Abu Ciid. Inkasta oo Lubnaan iyo kooxaha Falastiiniyiinta qaarkood ay isku dayeen in la gaaro xabad-joojin, "rasaasta iyo hoobiyeyaasha ayaan illaa hadda ista agin,” ayuu yiri Cadnaan Rifaci, oo xubin ka ah guddi maamula xerada.

Ciidamada Lubanaan, oo maamula baro kontor ool oo banaanka ah, ayaan gelin xerada, oo ay maamulaan kooxaha Falastiiniyiinta.

Isku dhacyada ayaa billowday Axaddii kadib mar kii kooxaha Islaamiyiinta ay toogasho ku dileen jen eraal militari, Abu Ashraf al Armoushi, oo ka tirsan kooxda Fatax, iyo saddex ilaaladiisa ah.Sabt idii, qof hubeysan ayaa isku dayey inuu dilo Maxamuud Khaliil oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta, hase yeeshee wuxuu taas beddelkeeda rasaasta ku dilay qof la socday.

Goor dambe oo Axaddii ah, kooxaha Falastiiniy iinta ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku she egeen inay gaareen heshiis xabad-joojin oo ay magaalada Sidon ku mart-geliyeen kooxaha Shiic ada Lubanaan ee Amal iyo Xizbullah. Hase yeeshee xabad-joojinta ayaan dhaqan-gelin.

Qara ka mid ah dadka degan xaafadaha Sidon ee u dhow xerada ayaa ka cararay guryahooda aya da oo xabado wiifto ah ay soo dhacayeen. Sidoo kale isbitaalka Sidon ayaa shaqaalaha iyo bukaa nada daadgureeyey.

Bayaan kasoo baxay ayey Fatax ku cambaar eysay dilka sarkaalka amni, waxayna sheegtay in weerarka uu qeyb ka yahay "shirqool dhiig ku daad anayo oo lagu beegs anayo ammaanka iyo xasill oonida xerada.” Fatax ayaa wacad ku martay "ina y la xisaa btami doonto kuwa ka dambeeyey.”

Iska hor-imaadyada dhexmara kooxaha iska soo horjeeda ee Falastiiniyiinta ayaa caadi ka ah xerada Cayn Al-Xilwah oo marta-gelisay 54,000 oo qaxooti Falastiiniyiin ah.AP, VOA


Nin sita aqoonsi sarkaal oo saaxiib la ahaa sarkaalkii u goostay Al-Shabaab oo la qabtay

Nin ay si hoose u wadashaqeyn jireen sarkaalkii booliska Soomaaliya ka tirsanaa ee u goostay Al-Shabaab ayaa ka mid noqday dad lagu qabtay iyagoo isticmaa laya aqoonsiyada qaar ka mid ah hey’adaha dowladda.

Ayaanle Maxamed Cali oo ahaa sarkaal ka soo shaqe eyey hey’adda NISA, hadana ka tirsanaa booliska ayaa dha waan la ogaaday inuu u goo stay Al-Shabaab oo muddo dheer uu si hoose ula shaqeynayey, isagoo ku dhex jiray hey’adaha ammaanka.

Hadda ciidamada amniga ayaa garo onka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku qabtay nin saaxiib la ahaa sarkaalkaas oo marar badan la isku ag arkay.

Markii baaritaano hordhac ah lagu same eyey ninkaas waxaa laga helay aqoonsiga muujinaya inuu yahay sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka, balse weli waxaan la kala xaqiijin in ninkaas uu ka tirsan yahay ciidanka & in si kale uu ku helay ID card-ka.

Sidoo kale waxaa la ogaaday in ninka lagu qabtay aqoonsiga sarkaalnimo ee saax iibka la ahaa sarkaalkii booliska ahaa ee Al-Shabaab u baxsaday uu ka shaqeynayey shirkad kuwa biyaha sifeeya ah oo ka sha qeysa magaalada Muqdisho.

Qabashada ninkaan ayaa timid iyadoo hey’adaha ammaanka ay Muqdisho ka bilaa been uruurinta dhalinyaro isticmaaleysay aqoonsiyada wasaarado iyo qaar ka mid ah hey’ada dowladda oo aysan u shaqeyn.

Qaarkood waxaa la sheegay in markii la qabtay ay hey’adaha ammaanka u shee geen inay u qaateen inay ku maraan wadoo yinka magaalada, isla markaana lacag loo gu sameeyey aqoonsiyada ay wateen. Weli waxaa socda baaritaano ay wad aan hey’adaha ammaanka ee dowladda Soomaa liya, waxaana jira tuhun xoog leh oo hareeyey qaar ka mid ah hey’adaha dow ladda, markii dadkaan lagu qabtay aqoonsi yada xarumo aysan u shaqeyn. Xigasho:-caasimadda.net


FAA'IIDOOYINKA AADAN OGEYN EE UU LEEYAHAY QAJAARKA

Qajaarku waa geed jirka u leh faa’idooyin caafim aad oo aan la soo koobi karinQajaarku waa geed jirka u leh faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin, Waxaa ka buuxo fiitamiinada K, C, iyo A, wax aa kaloo laga helaa fiber iyo macdanaha potassium iyo calcium. Qajaarku 95% waa biyo sidaas darteed waxa uu jirka ka ilaaliyaa engaga.

Cabbista cabitaanka qajaarku waxay hoos u dhig taa halista cudurka kansarka ee haweenka ku dhaca gaar ahaan kansarka afaafka ilmo galeenka iyo kans arka sambabada. Qajaarku wuxuu ka hortagaa cudu rro badan, waxaana uu la dagaalamaa cayilka. Sida laga soo Dr Prachi Garg oo ku daabacday bogga Ph ramaEasy.

Caafimaadka Faa’idooyinka uu u uleeyahay qajaarka waxaa ka mid ah:

Wuxu yareeya: Dhiigkarka, Kolistaroolka iyo macaan ka Macaanka

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

1. Wuxu yareeya Xanuunada kudhaca kalagoy sya da/Isgoysyada ama lafaha: Lafa beelka (osteoporosis) waa xanuun ku dhaca laf aha, waxuu sababaa in awooda lafahu ay daciifaan ama ay khafiifaan taasoo keeni karta in laftu ay jabto xataa hadii inyar la qaloociyo. Qajaarka waxaa laga helaa macdanaha calcium, copper, magnesium, iyo pota ssium kuwaas oo xoojiya caafimaadka lafaha. Cabit aanka qajaarka waxa uu ka hortagaa lafo beelka iyo cilladaha lafaha ee da’da la xiriira. Sida laga soo xigtay bog ga Cleveland Clinic. Daraasad ka soo bax day joornaalka PLos Medicine ayaa lagu ogaaday in ka dib marka haweenka dhalma gooyaan uu caaw iyo isticmaalka qajaarka.

2: Wxuuu ka hortagaa kansarka: Walxaha loo yaqaa nno "cucurbitacins” iyo "lignans” ee ku jira qajaarka waxay ka hortagaan noocyo ka mid ah cudurka ka nsarka sida kan ku dhaca qanjirka manida ee bor osteytka. Sida laga soo xigtay Journal of edging research and lifestyle.

3: Wuxuu dhimaa miisaanka: Qajaarku wuxuu si we yn gacan uga geystaa miisaan dhimista, waa khu daar uu qofka isku caateyn karto isagoo nafaqooyin badan oo muhiim ah ka helaya.

4. Wuxu qajaarka kaalin mug leh ka qaataa qurxina: Timaha, Maqaarka iyo Ciddiyaha.

5.Wuxu yareeya: Dhiigkarka, Kolistaroolka iyo ma aanka Macaanka

Wuxu qajaarka kaalin mug leh ka qaataa qurxina: Timaha, Maqaarka iyo Ciddiyaha.

6: Qajaarka wxuu sare u qaadis ca fi ma adka maskax da: Qajaarka wax aa ku jirta maadada "flavonoid” oo ah lid- huriye (anti-inflamatory) awood leh oo kobcisa caafimaadka maskaxda. Maadadani waxay wan aajisaa shaqada maskaxda waxayna kor u qaaddaa xusuusta. Sidoo kale maadadani waxay unugyada neerfaha ka ilaalisaa dhaawaca la xiriira gabowga.

Wuxuu cilmibaara yaashu sheegeen in midhahaan uu kobciyo difaaca jirka, sun saarane u yahay beerka, 100 gram oo quad artan ahna laga helo 80 miligaraam oo Vitamin C ah.

7: Baabasiirka ayuu daawa u yahay: Qajaarku wuxuu shuuqiyaa baabasiirka, xanuunkane ka yare eyaa, markii la tumo oo la saaro kuuskuuska baabasiirka.

8: Wuxuu kaalin muhiim ah ka qaataa Caafimaadka dheefshiidka: Qajaarku waxa uu qani ku yahay fayb arka milma iyo biyo oo labaduba muhiim u ah dhe efshiidka. Aansalataada oo lagu darsado sisin, qaj aar iyo khalka tufaaxa waxay ka hortagtaa laabjee xa. Qajaarku waxa uu isku dheellitiraa heerarka pH-ka caloosha waxaana uu ka qeyb qaataa la daga allanka calool istaagga. Cabitaanka qajaarka oo maalin kasta la cabo waxay caawisaa daaweynta boogaha caloosha

Faa'idooyinka ay xuseen cilmibaarayaasha wax aa ka mid ah in qajaarka uu yareeyo tarmidda unugy ada aan dabiiciga ahayd sida kansarka, wuxuu kaloo awood u leeyahay la dagaallanka jeermisyada bakte eriyada, fangaska iyo fayraska, waxaana jirro cilmib aarayaal ku taliyay dadka qaato daawada cudurka HIV inay joogteeyaan cunista qajaarka si tarmidda fayraska u yaraado maadaama dhinacaas waxtar looga arkay.XIGASHO:-BBC

Dibadbaxayaal weeraray Safaaraddii Faransiiska ee Niger

Taageereyaasha Ciidamada Militariga ee afg embiga kula wareegay talada dalkaasi ayaa gelinkii dambe ee Axaddii weeraray Dhismaha Safaaradda Faransiiska ee Magaalada Niamey.

Kumanaan qof oo ka mid ah taageereyaasha Ciidamada Militariga ayaa socod ku soo maray waddooyinka caasimadda, iyaga oo ku qaylinaya Faransiiska ‘ha dhaco’, isla-markaana wata Calanka Ru ushka, iyagoona Moscow u arka bedel ka wanaagsan Paris.

Dibadbaxayaasha oo ku hor bannaanbaxay Safaara dda ayaa la sheegay in markii dambe ay xoog ku jabsadeen mid ka mida albaabada Safaaradda, dab na ay qabadsiiyeen. Ciidamada amniga oo goobt aasi gaaray ayaa kala eryay dibadbaxayaasha.

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa sheegay inaanan loo dulqaadin karin weerarka ka dhanka ah Safaaradda iyo danahooda gobolka.

Madaxweyne Macron ayaa ku hanjabay in cid kasta oo weerarta muwaadiniinta Faransiiska ay la kulmi doonaan jawaab degdeg ah, sida uu yiri.

Militariga ayaa Arbacadii xilka ka tuuray Madaxweyn ihii keliya dalkaasi ee sida dimoqraadiga ah lagu soo doortay, Mohamed Bazoum.

General Abdourahmane Tchiani (Omar) ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu yahay hoggaamiyaha dalka, ka dib markii uu sheegay in ay xilka ka qaad een Madaxweyne Bazoum.

Madaxweyne Bazoum ayaa ahaa saaxiib muhiim ah oo Reer Galbeedku ku lahaayeen gobolka, isaga oo si weyn uga la shaqeeyay qorsheyaasha ay ku xakameynayaan faafitaanka dhaqdhaqaaqyada Islaa miyiinta ee Afrikada Galbeed.

Faransiiska iyo Mareykanka ayaa Niger la leh isk aashi militari oo xoogan, waxaana uu xiriirkoodu xoo geystay, ka dib dhacdooyinkii dhawaanahaan har eeyay dalka ay deriska yihiin ee Mali.

Horaan, Ciidamadii Faransiiska ee ka hawlga layay dalka Mali ayaa lagu amray in ay dalka isaga baxaan, iyadoo amarkaasi mid ah la duldhigay Cii damada Qaramada Midoobey ka jooga dalkaasi. Mali ayaa hadda xiriir dhow la leh Moscow iyo koo xda calooshaad u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagnger oo bedelay Ciidamadii Faransiiska ee dal ka isaga baxay.

Ururka Dhaqaalaha ee Galbeedka Afrika (ECO WAS) ayaa goor dambe oo Axaddii ah shaaciyay in ay hakiyeen xiriirkii ay la lahaayeen Niger. ECOWAS ayaa ku goodisay in ay cudud militari adeegsan doo nto, haddii Taliska Militarigu aanu muddo toddobaad ah ku soo celin Dowladdii Madaxweyne Bazoum.

Midowga Afrika ayaa 15 cisho u qabtay military iga, si ay talada dalka dib ugu soo celiyaan dowla dda sida dimoqraadiga ah loo soo doortay.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Ant ony Blinken ayaa sheegay in sii wadidaa iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha ee Mareykanka kala dhaxe eya dalkaasi uu ku xiran yahay sii deynta Bazoum, oo tan iyo Arbacadii ku jira xabsi guri iyo in si deg deg ah loo soo celiyo nidaamka dimoqraadiyadda ee dalkaasi.

Dalkan oo horey uu Faransiiska u soo gumeystay ayaa loo arkayay saaxiibkii ugu dambeeyay ee la isku halayn karo ee ay Reer Galbeedka ku lahaay een Afrikada Galbeed, isla-markaana la dagaalama Jihaadiyiinta Gobolka Saaxil ee Afrika.

Isbahaysiga NATO ayaa ka baqdin qaba in xoog aga calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wa gner ay ku fidaan Niger, inkastoo Taliska Milita riga aanay kala caddayn inay doonayaan in ay xulafo la noqdaan Moscow iyo in kale.


FAA’IDOOYINKA CAAFIMAAD EE MALABKA LAGA HELO.

Malabka iyo dawooyinka dabiiciga ah ee aysan dhaqaatiirta soo qorin ayaa ku habboon in marka ugu horreysa loo isticmaalo la tacaalidda qufaca, sida ay muujineyso talo cusub oo ka soo baxday khubarada. 

    Xeel dheerayaasha dhinaca caafimaad ka ayaa sheegay in daawooyinka qallajiyaha ee loo yaqaanno Antibiotics-ka ee ay soo qoraan dhaqaatiirta ay si dhif ah wax uga qabtaan qufaca, sababtoo ah inta badan sameyntooda ayaa ah mid aad u yar

. Inta badan qufaca ayaa qofka uga dhammaada si iskiis ah markii uu socdo muddo labo ilaa saddex usbuuc ah.

     Taladan cusub oo dhaqaatiirta kale xitaa ku boorrisay inay Malabka tixgalin siiyaan ayaa looga gol leeyahay in lagu xakameeyo dhibaatooyinka ka dhasha dawooyinka qallajiye-ahaanta loo adeegsado.

Noocyo badan oo ka mid ah dawooyinkaas ayaa marka dambe sababa inuu jirka is ka caabbin ku sameeyo oo ay wax tar la’aan noqdaan. In si xad dhaaf ah loo isticmaalo qallajiyeyaasha ayaa waxaa ka dhasha caabuqay adag tahay in si fudud loo daa weeyo, kaasoo abuura unugyo ka hor taga falgalka dawada.

     Biyo kulul oo lagu qaso Malab – oo inta badanna lagu daro liin dhanaan iyo sanjabiilayaa aad looga yaqaannaa in guryaha laga isticmaalo, si loogu daweeyo qufaca iyo xanuunnada yar yar ee ku dhaca dhuunta.

Talo soo jeedintaan cusub oo ay si wada jir ah u soo saareen khubarada Machad ka qaran ee caafimaadka iyo xannaanada waddanka Ingiriiska iyo waaxda caafimaadka dadweynaha ee (PHE) ayaa lagu sheegay in dawooyinkaas dabiiciga ah ay ka waxtar badan yihiin kuwa ay dhaqaatiirta soo qoraan. 

    Dawooyinka loogu tala galay qufaca ayaysan qudhooda meesha ka saarin, balse waxa ay hoosta ka xarriiqeen in Malabku uu ku jiro kaalinta koowaad



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip