Dagaal Khasaare Badan Gaystay Oo Ka soconaya Duleedka Rako-Raaxo Ee Dagmada Qardho

0
Thursday June 23, 2016 - 17:11:32 in Wararka by
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Khasaare Badan Gaystay Oo Ka soconaya Duleedka Rako-Raaxo Ee Dagmada Qardho

    Iska hor imaad Hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in uu bilowday Gabaldhicii Maanta, isla markaana uu ilaa iyo iminka uu ka socdo deegaanka May- Xumbees Degmada Rako ee Gobalka Karkaar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor imaad Hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in uu bilowday Gabaldhicii Maanta, isla markaana uu ilaa iyo iminka uu ka socdo deegaanka May- Xumbees Degmada Rako ee Gobalka Karkaar.

Dagaalkaankaan ayaa wuxuu u dhaxeeyaa labo maliishiyo beeleed oo wada daga gobalka Karkaar, waxaana dagaalka xiligaan ka socda deegaankaasi uu galay todobaadkii labaad. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu geestay khasaaro badan isla markaana inta la ogyahay haatan dhimashadu ay ku dhowdahay ilaa iyo 20 Ruux oo labada dhinac ee dagaalamaya ah.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in khasaaraha uu intaasi ka sii badan karo isla markaana dagaalka uu ilaa iyo iminka uu si aad ah kaga socdo deegaanka Mayd-Xunbees ee gobalka Karkaar. Ilaa iyo iminka ma jirto wax dhaq dhaqaaq ah oo lagu daminayo colaadaas oo in mudo ah soo jiitamaysay.

Waxaa sidoo kale dadka deegaanka ay soo noq noqoshada Colaadan ku eedaynayaan Maamul Beeleedka Faroole oo isagu hadba Colaadan sii hurinaya.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip