
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NESPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA LUULYO 2023-KA
MW Xasan Sheekh oo Mareykanka kala hadlay Arrin la xiriirta Cunaqabateyn Maaliyadeed
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Max amuud oo la kulmay Kuxigeenka Wasaa radda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha waxa loogu yeero argagixisada iyo ka hort agga maalgelintooda Brian Nelson ayaa soo bandhigay tallaabooyina dowladda Soo maaliya ay ku wiiqday dakhliga iyo dhaqa alaha Alshabaab.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xeerarka iyo shuruucda loo jide eyey cuna qabateynta maaliyadeed ee waxa loogu yeero argagixi sada iyo tallaabooyinka sird oon ee lagu burburi yey ilaha-dhaqaale ee ay ku tiirsanaayeen argag ixisadu ay soo dedejisay guulaha laga gaaray furimaha dagaalka iyo xoreynta deegaannada.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala hadlay Kuxigeenka Xoghayaha Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argag ixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Brian Nelson iskaashiga Soomaaliya iyo Mareynka ee cunaqabateynta ma aliyadeed, doorka ay ka qaadanayaan wajiga La baad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo Shab aab.
Dhankiisa, Brian Nelson ayaa uga mah adcel iyey Madaxweynaha soo dhaweynta iyo kulanka ay yeesheen, waxa uuna she egay in nabadda iyo xasilloonida Soomaal iya ay aas-aas u tahay na badda Gobolka iyo Adduunka, sidaas daradeed ay ka go’ antahay dalkiisa in ay ka gacan siiyaan dowladda Soomaaliya ka hortaga lacagaha shari cdarada iyo ladagaallanka argag ixisada.
Golaha Wasiirada Xukuumadda oo Shalay ansi xiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasii rrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoom inayey Ku-simaha Ra ’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Xasan Macallim Maxamuud Sh. Cali ayaa looga hadley xaaladda amniga dalka, Isla markaana lagu ansixiyey hindise sharciy eedyo muhiim u ah dalka.
Golaha Wasiirada ayaa dhegestey wa rbixino ku saabsan guulaha Ciidanka Xoo gga Dalka So omaaliyeed ka soo hoy een dagaalka lagula jiro dagaalamayaasha Al-Shabaab .
Golaha ayaa sidoo kale cambaareeyay weer arkii Al-Shabaab ay ku beegsadeen Kuliyadda Ciidamada Xoogga Dalka Soo maaliya ee Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.
Waxaa uu Golaha tacsi u diray umadda So omaaliyeed, qoysaskii iyo eheladii ay ka geeriyo odeen Ciidanka Xoogga Dalka ee ku dhintay we erarkaasi, iyagoo isla markaana Allah uga baryey inta dhaawacantey inuu Ilaahay deg-deg u caaf iyo.
Golaha ayaa sidoo kale meel-mariyey Hindise Sharciyeedyada kala ah; 1- Hindise Shar ciyeedka Xuquuqda Naaf ada Soomaaliyeed.
2- Hindise Sharciyeedka Hay’adda Adee gga Baaritaanka iyo Sharciyeeynta Beer aha Soom aaliyeed. 3- Hindise Sharciyeedka Xakameynta Kii mikoo yinka Beeraha Soomaaliyeed.4- Hindise Sharciyeedka Abuurka iyo Noo cya da Dhir-beereedka.
5- Hindise Sharciyeedka Badbaadada Dhir-beereedka iyo Takoorka
Iyo Xeer Nidaamiyaha Cunaqabateynta Maaliy adeed ee Cayiman.
Raysal wasaare Xamse oo madaxwe ynaha Kenya kala hadlay la dagaalanka Al-shabaab
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedar aalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ku sugan dalka Tansaniya oo uu kaga qeyb galay Shir Mad axeedka Afrika ee Horum arinta Awoodda Aadan aha ayaa halkaasi kulan ga ar ah kula qaatay mada xwe ynaha dalka Kenya William Ruto.
Raysal wasaare Xamse ayaa madax weynaha dalka Kenya William Ruto kala hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhan ka amaanka, ganacs iga iyo isku socodka labada dal.
Labada masuul ayaa sidoo kale ka wada had lay ahmiyada labada dal uu u leeyahay dagaalka lagu ciribtiraayo kooxda Al-shabaab ee ka daga alanta gudaha Soom aaliya iyo qeybo ka mid ah gudaha dalka Kenya.
"Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa kala hadlay Madaxweyne Ruto fududeynta Dal-ku galka (visa) arrintaasi oo looga ballamay in lagu dhameystiro kulamo loo ballansan yahay labada dhinac. Iy adoo laga duulaayo tayeynta iyo awood siinta da’ yarta iyo kor u qaadida waxbarashada, ayaa Mad axweyne Ruto waxa uu ka aqbalay Ra’iisul Was aaraha in dowladda Kenya ay noo tababarto 1000 macallin oo wax ka dhigi doona heerarka kala du wan ee waxbara shada Soomaaliya" ayaa lagu qoraal kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Xa mse Cabdi Barre.
Kulankaan ayaa imaanaya, iyadoo dow ladda Soomaaliya ay wali wado qorshe dala lka safka hore ah ay kaga qeyb qaadan doonoona wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka kooxda Al-sha baab oo la doonayo in guud ahaan dalka Soom aaliya lagaga xureeyo meelaha ay kaga sugan yihiin Al-shabaab.
War-Murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii 2 Aad Ee Madasha Horumarinta Bariga Africa
Xarunta cilmibaarista iyo horumarinta bariga afrika ee "DAD” oo kaashanaysa Jaamacadaha kala ah; Banaadir, Hormuud iyo Muqdisho, ayaa 22- 23 Luulyo 2023 magaalada Muqdisho markii labaad ku qabtay shir halku dhegiisu yahay; "Dawlad-dhiska Sooma aliya Casharradii Dorraad iyo Tilmaamaha Mustaqb alka”.
Shirka waxa ka soo qay bgalay siyaasiyiin, aqoo nyahan iyo cilmibaarayaal ku xeeldheer arimaha Soomaliya, waxaana lagu soo bandhigay cilmi ba arisyo laga sameeyay dawlad-dhiska Soomaaliya, sidoo kale waxaa la qabtay fadhiyo iyo doodo ku saabsan arrimaha Soomaaliya.
Hey’adda Cilmibaarista iyo Horumarinta Bariga Afrika waxay soo saari doontaa buug lagu soo uruuriyay cilmibaarisyadii iyo doodihii lagu soo bandhigay shirka, hasa yeeshee waxaan si ho rdhac ah ula wadaageynaa bulshada war-murtiy eedkan qodobadiisu hoos ku qoran yahay:
Dowlad-dhiska Soomaaliya
1.Si dowlad-dhiska Soomaaliya taabagal u noq do waa in la kobciyaa lana tayeeyaa hay’adaha laf dhabarka u ah dowlanimada.
2.Dowladnimada Soomaaliya waa inay ku dhi santahay mabaadi’ ay kamid yihiin, wadala haan sho, hayb qarannimo,cadaalad, matalaad, dhaw ridda xuquuqda asaasiga ah, iyo xoojinta wada noolaanshaha iyo is ixtiraam bulsho.
3.Waa in dowladnimada Soomaaliya ay ku dhisn aataa waxyaabaha asaaska u ah jiritaanka uma dda soomaaliyeed ee ah diinta islaamka, dhaq anka suuban, lana tixgaliyaa qaab-dhismeedka bulshada.
4.Waa in la taabba galiyo adeeg waxbarasho iyo caafimaad baahsan oo tayo leh, ayna iska kaa shadaan; dawladda, ganacsatada, bulshada, iyo hay’adaha aan dawliga ahayn.
Miisaaniyadda kubaxaysa waxbarshada iyo caafimaadka waa in loo arko maalgashi ee aan loo arag kharash.
5.Waa in Jaamacadaha iyo xarumaha cilmi-baari stu ay xoojiyaan dadaaladooda cilmibaariseed ee lagu furdaaminayo mashaakilka haysta dawlad nimada Soomaaliya.
6.Waa in laga shaqeeyaa kobcinta dhaqaal aha lana abuuraa deegaan ku habboon oo dhiiri gelinaya maalgashi ka yimaadda gudaha iyo dibaddaba.
7.Waa in la kobciyaa deganaashaha siy aasad eed lagana fogaado waxkasta oo sababi kara deganaansho la,aan siyaasadeed.
8.Waa in ladabar gooyaa musuqmaasuqa heer kasta uu yahay.
9.Waa in laga shaqeeyaa lana dadajiyaa hirgali nta nidaamka xisbiyada badan.
10.Waa in laga shaqeeyaa ilaalinta deegaanka lana dagaalamaa xaalufinta dhirta.
Shir Lagu Heshiisiinayo Beelo Ku Dagaalam ay Sh/Dhexe Oo Ka Furmay Deeg aanka Burka Diirimeed
Madaxweynihii hore ee Dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Dowlad Gob oleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ay aa Shalay deega anka Burka Diirimeed ka daa hfuray Shirka Dib u Heshiisiinta Beelihii dhowaan ku dag aalamay deegaano hoos yimaada Degm ooyinka Cadale iyo Raage Ceelle.
Shirkaan Dib u Heshiisiinta ah waxaa goob jo og u ahaa furitaankiisa Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle, Gudoo miyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Ma amulada Degm oo yinka Cadale iyo Raage Ceelle, Im aam Daahir Imaam Maxamuud, Ugaas Maxamuud Cali Uga as, Waxgarad iyo Masuuliyiin kale.
Madaxweyne Sharif iyo Madaxweyne Cali Gu udlaawe Xuseen ayaa Duubabka iyo waxgaradka Gogoshaan Nabadeed isugu yimid ku adkeeyay inay dhameeyaan cola ada deegaanadaan ka jirta si bulshadu ay ugu noolaadaan nabad wadajir iyo wala alnimo.
Maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay dee gaano ka tirsan degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle ayaa sababay dhimashada tobanaan ruux halka kuwo kalana ay ka barakace en,waxaana sidoo kale dagaala daas lagu gubay guryo ay deg
enaayeen dad xoolo dhaqato ah.
Wasiir Al-cadaala "Howlgalkii Shalay waxaa lagu dilay in ka badan 100 dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdir xm aan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal Shalay ka dhacay deega ano ku yaala xadka Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.
Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in howlgalkii Shalay lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku aruursanaayay deegaano u dhaxeeya gob olada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhaxe.
Wuxuu sheegay in ciidanka xooga dalka ay howlgalkaasi ku dileen in ka badan 100 xubnood oo ka mid ah dagaalyahanada Al-shabaab oo ha lkaasi ku dhuumaaleysanayay, islamarkaana lagu burburiyay gaadiid ay kooxdu watay.
"Ciidanka xoogga dalka waxay Shalay beeg sadeen goobo ay ku dhuumaaleysanayeen cada wga Khawaarijta ah waxaana laga dilay 100 dagaalame ka badan, waxaa sidoo kale laga gu bay ilaa 7 gawaari oo ay kooxdu watay, weerarka wuxuu dhacay xili ay dhulka howdka ah ku qal anayeen xoolo ay kasoo dhaceen dad shacab ah" ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaa liya Cabdiraxmaan Al-cadaala.
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa sidoo kale sheegay in howlgalo ka dhacay maalmahii lasoo dhaafay gobolada Baay iyo Jubbooyinka la gu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan al-shabaab, wuxuuna xusay in howlgalada ka dhan ka ah Al-shabaab ay sii socon doonaan.
DFS iyo QM oo ka wada-hadlay dardar gelinta wada-hadallada Somaliland
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Sooma aliya u qaabilsan Arrimaha Somal iland Cabdika rim Xuseen Guuleed ayaa kullan la qaatay Wak iilka Qaramada Midoo bay u qaabilsan Arrimaha SOMALIYA Catriona Laing, kullanka ayaa diirada lagu saaray Wadahadallada DFS iyo SOMALI LAND iyo Safarkii ay Wakiilku ku tagtay dhawaan Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Ergayga ayaa Wakiilka uga warbixiyay dedaalka Dowladda Soomaaliya ugu jirto suurtagallinta han aan rasmi ah oo ay labada dhinac kuwa wadahad laan, kuna heshiin karaan iyo Safarkii Hayaanka Midnimada oo ay dhawaan ku gaareyn Ergayga iyo wafdi uu hoggaaminayo Magaalada BAYDHA BO, halkaas oo ay kullamo wadatashi ah kula soo qaateyn Madaxda iyo Bulshada Dowladda KGS.
Wakiilka ayaa dhankeeda soo dhaweysay dedaalada DFS, iyo kullamada Wadatashiga ah ee uu Xafiiska Ergayga ka billaabay Dowladd Goboleedyada Dalka, waxaana Wakiilka warbixin ay ka siisay kulamadii ay la yeelatay masuuliinta reer Somaliland, waxaana ay muujisay sida ay diy aar ugu ahaayen dib u bilowga wadahadalada iyo dardargalintooda intab.
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soom aaliya u qaabilsan Arrimaha Soma liland Cabdi karim Xuseen Guuleed ayaa maalmihii la soo ay kulamo wadatashi ah oo ku saabsan habka loo marayo wada-hadallada Somalilad
Ruushka oo lacag ka badan $684 Million ka dhaafay Dawladda Somalia
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka Md. Timur Igorevich Maksimov la saxeexday heshiis ay Daw ladda Ruushku kaga dhaaftay lacag ka bad an $684 million.
Saxeexida Heshiiskan ayaa lafdhabar u ah dhammaystirka geediga dayn cafiska Dalka.
Heshiiskan taari ikhiga ah ayaa ka dhacay magaalada Saint Petersburg oo uu ka furmayo shi rwaynaha Afrika iyo Ruushka oo ay ka qeyb gala yaan wefti ballaaran oo uu hoggaa minayo Ra’I isul Wasaare ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac. Shalay oo khamiis ah ayaa waxaa lagu wadaa inuu shirwaynaha Afrika iyo Ruu shka ka furmo magaalada Saint Petersburg, waxaana si doo kale shirkaas ka qeyb galaya madax fara badan oo ka socota dalalka Afrika.
Kulan looga hadlay Amniga deegaannada xu duudka ku yaala oo qabsoomay
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Shalay shir gudoomiyay kulanka amn iga deegaanada xuduudka ku yaala ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Saraakiisha ci idamada Maamulka Jubba land iyo kuwa do wladda ee ku sugan deega anada xuduudka ayaa laga dhageystay warbixino la xiriira amniga, iyag oona laga dalbaday inay sare usii qaadan howl aha lagu xoojinayo nabad galyada.
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay xub naha golaha wasiirada ee kamidka ah waf diga Mad axweyne ku xigeenka ee howlaha shaqo u jo oga gobolka, saraki isha Ciidamada kala duwan iyo maamulka degmada Beledxaawo.
Madaxweyne ku xig eenka koowaad ee Jubaland maxamuud Sa yid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Dorr aad gaaray Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaa sadda Gedo ee Soomaaliya ayaa dhowaan shee gay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaareen.
Safiirka JFS ee Ethiopia oo Safaaradda Kusoo dhoweeyey dhigiisa Czech Republic.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soom aaliya ee dalka Ethiopia Md.C/hi Maxamed War faa ayaa xafi iskiisa safaaradda Addis Ababa ku soo dhow eeyey Safiirka Dawladda Czech Rep ublic ee Ethiopia Ambassador Miroslav Kosek.
Kulankaasi waxaa ka hadlay danjire Warfa a,oo sheegay in qorshayaasha u degsan maamul ka safaaradda uu yahay in kor loo qaado iskaa shiga caalamiga ah ee Jamhu uriyadda Sooma aliya ay la leedahay dunida inteeda kale.
Ambassador Miroslav oo ka hadlay kulankaasi labada dhinac ah ayaa balla nqaaday in Dawla dda Czech Republic ay garab istaag buuxa u muujinayso Jamhuuri yadda Soomaaliya,ayna ka la shaqayn do onto arrimaha saldhiga u ah dow lad wanaaga.
Xeer ilaaliyaha Guud :- "waa in si hufan ay ugu adeegaan hay’addah garsoorka Bulshada
Muqdisho,:- Xeer ilaaliyaha guud Ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qayb gal ayay dood looga hadlayay Baarista iyo Maxkam adeynta Dacwadaha la xiriirah Maandooriyaha ay aa sheegay in hay’addah dowladda Ee Booliiska iyo Xeer ilaalinta ay u adeegaan Bulshada qayba hooda kala duwaan.
"Masuuliyiinta qaybahooda kala duwaan Ee ka shaqaynaya Xafiisyada Hay’daha Booliiska iyo Xeer ilaalinta waa inay noqdaan dad bul shadu ay heli karto iyadoo aan cid kale loo soo marin si cabashooyinka loogu soo gudbiyo,waxaa muhiim ah in taliyaha qaybta ama hoggaanka u noqdo masuul la soo gaari karo oo laga heli karo xafiiskiisa waana mida kaliyah ee ay bulshada ay ugu ku kalsoonaan karan kana dhigi karta shaq ada mid hufan,hadii ay dhacdo in si qaldan qof loo xiro oo u qofka cabasho ka yahay xarigii la xiray Ee sida qaldan loo soo xiray waxaan u sheega yna xafiiska xeer ilaaliyaha in u lee yahay Lambar gaaban oo lagala soo xiriir karo si qofkaas u ta bashada u qabo u soogudbiyo Xafiiska Xeer ila aliyaha,waxaa jira guddi kormeerah saldhigayada oo xaafiiska xeer ilaalinta ka tirsan isaga ayaan xaqiijiyah dhacdooyinka inta badan run ahaansh iyahooda”
.Xeer ilaaliyah guud Ee Qaranka ayaa sidaas yiri. Halkaan Hoose ka daawo Muuqaalka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Suleymaan Maxa med Maxamuud oo ka hadlayay arrimo la xariira Baarista iyo Maxkamadeynta Dacwadaha Maan dooriyaha .
Masuuliyiin ka socday hay’adda duulista reyid ka oo gaaray magaalada Afbarwaaqo
Masuuliyiin ka socday hay’adda Duulista rayid kaa ee Soomaaliya ayaa gaaray magaaladda Afb arwaaqo ee gobalka Mudug halkaas oo ay ka socoto dhismaha Garoon Diyaaradeed Oo ay Bul shada baahi weyn u qabtay.
Waa markii u hore eysay oo ay injineero ka socday hay’adda Duulista rayidkaa ee Soomaaliyeed kor meer ku tageen garo on kaa waxaana socdaalka injineerada qeyb ka ahaa la taliyaha dhanka arimaha bulsh ada mada xweynaha Galmudug Axmed Shire Falagle iyo Xildhibaano ka tirsan baar lamaanka Galmudug.
Masuuliyiintii ka socday hay’adda Duu lista ray idkaa ee Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay ujeed ka socdaalka ay kusoo gaareen Afbarwaaqo iyo Hanaanka uu u socda dhismaha garoonka in uu yahay mid waafaqsan sharciga dhismaha garoo mada.
Maalinta ka hortagga Cagaarshowga oo laga xusay dunida
Dowladaha caalamka iyo shucuubta kale ee ku hoos nool ayaa Shalay u ista agay dabbaaldegga xuska 28-ka Julay ee maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka Cudurka Cagaa showga.
Xuska Maalinta Cagaarsho wga dunida, oo la qabto san nad kasta, ayaa ujeedkeedu yahay in kor loo qaado wacyi ga bulshada ee dhinaca ka hortagga cudurka cagaar showga.
Cudurkaan waxa uu kamid yahay cudur ada fa afa ee dilaaga ah,waxaana keena feyras qatar ah oo saameeya unugyada be erka,iyadoo nuucyada cagaarshowga lagu tilmaamo kuwo u kala baxa sidatan A, B, C, D, iyo E.
Prof Cismaan Maxamuud Dufle oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa farriimo digniin ah la wadaagay Bulshada Soomaali yeed,wuxuuna ku taliyay in lagu dadaallo nadaafadda deegaanka.
Dhinaca kale,Ururka dhaqaatiirta Sooma aliye ed ayaa Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta caa lamiga ah ee ka hortagga iyo la dagaalanka Cag aarshowga
Xog ku saabsan haweeney Shalay Guriceel ku weerartay seygeeda oo aroos ahaaNinka la dilay
Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, fiidnimadii Shalay waxaa ka dhacday arrin si weyn baraha bulshada u qabsatay oo ku saabsan nin la aqal galayay xa askiisii seddexaad oo tii koowaad ay weerar ku qaaday ninkeeda iyo xaaskiisa cusub xilli loo galbi nayay gurigoooda cusub isla markaana gaarsiiyay dhaawacyo ay u adeegsatay toorrey.
Wararka ayaa sheegaya in falku uu dhacay markii la gaaray guriga oo gaarigii lagu gelbinayay lam maanaha ay ka degayeen.
Guriceel
Wiilka dhaawac ah ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Muuse, halka gabadhana lagu magic aabo Iqro Axmed.
Qof ka mid ah ehelada Cabdullaahi Muuse oo codsaday in aan maga ciisa la shaacin ayaa BBC-da u sheegay in haw eeneyda weerarka gaysatay ay ninka u u dhashay sideed carruur ah.
"Arrintaan waxaa sababay Maseyr," ayuu yiri qofka BBC-da la hadlay ee magaciisa aan qar inay.
Lammaanahaan ayaa markii ay dhaawacmeen loola cararay cusbitaalka Shifaa, ee Guriceel halkaa oo xaaladooda hadda lagula tacaalayo.
Gabadha falka dhaawac ah gaysatay ayaa mid laba toorey ku dhuftay wiilka iyo gabadha, iyadoo ninkeeda uga dhufatay caloosha iyo feeraha halka gabadha lala guursadayna ay uga mudday xabadka sida uu BBC-da u sheegay Dr Kaahiye Cismaan Cumar oo ah agaasimaha cusbitaalka lagu baxnaaninayo qoyskan ku soo dhaawacmay xafladii aqal galkooda.
Dr Kaahiye ayaa intaa ku daray in dhaawac gabadha uu culusyahay maadama toorreydu ay gudaha hoose u gashay jirka.
"Gabdha laba toorrey ayaa ku taalla labaduba xabadka ayay uga yaalliin, midna waa fududahay oo waa maqaarka kore, midna gudaha ayay aad day marka midda gudaha ayaa halis ah,” ayuu yiri Dr Kaahiye.
Inkastoo xaaladda lamaanahaan ay hadda ka deggentahay sidii hore, haddana gabadha ayaa la sheegayaa in dhiig uu ku hooray gudaha hoose ee jirkeeda taas oo xaaladeeda cusleysay.
"Hadda waan la tacaaleynaa waxay u baahanyi hiin in indho indheyn lagu same eyo xaaladooda,” ayuuyiri Dr kaahiye.
Arrintaan ayaa magaalada ku noqotay naxdin, waxana laga arkayay sawirro la soo dhigay bara ha bulshada dad ku xoonsan halka ay wax ka dhaceen.
Sidoo kale dadka isticmaala baraha bulshada ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay falkaan oo qaarkood ku tilmaamen wax laga xum aado.XIGASHO:-BBC
Somaliland: Dablay hubaysan oo afdu ub u ga ystay saraakiil ciidan iyo xubno kale
Dablay hubaysan oo dhawaan jabhad kaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saa xil ee Somaliland ayaa afduub u gaystay 8 qof oo laba kamid ahi saraakiil ciidan yihiin. Xildhiba an Xasan Ogaal oo isaga iyo xildhibaan kale ay ku sugnaayeen degmada Godawayn oo ka ag dhow buurta, ayaa sheegay in saraakiisha iyo xu bnaha kale la afduubay xili ay doonayeen in ay u kuurg alaan dablayda buurta fadhiisinka ka dhig atay, sida uu ku sheegay waraysi uu siiyay MMTV.
"Anaga oo magaaladii joogna, ayaa waxa magaalada soogalay ciidamo dhallin yaro ah, waxay qafaasheen 8-dii xubnood, goobihii buurta Gacan-libaax ay ku lahaay een ayay geyeen" ayuu yidhi Xildhibaan Ogaal.
Xildhibaanku waxa uu sheegay in isaga iyo xil dhibaan kii kale ay ka daba tageen ko oxda afdu ubka gaysatay kadibna xili danbe oo Arbacadii ah ay ku guulaysteen in ay dablayda ku qanciyaa in ay siidaayaan "5:00 Shalaynimo ayay afduubteen, imika oo 11:00 habeenimo ah ayaanu soo day nay" ayuu yidhi Xildhibaan Ogaal.
Waxa uu sheegay in ilaa iyo hada aanu gar anayn sababta rasmiga ah ee keentay afduubka, lakiin uu u malaynayo uun in kooxda hubaysani ay ka shakiyeen dhaq dhaqaaqa saraakiisha ci idanka.
Kooxdan ayaa dhawaan iska soo duu bay mu uqaal iyaga oo hubaysan, isla mar kaana waxay sheegeen in ay kasoo horjee daa hab maamulka madaxweynaha Somal iland.
Abaalka aysan dad badan ka war hayn ee Sin ead
O’Connor ay u gashay Soomaalida
Allaha u naxariisto fanaanaddii caanka aheyd ee Irish-ka, ee markii dambe qaadatay diinta Isla amka, Sinead O’Connor ayaa geeriyootay Arb acadii Dorraad.
"Waxaan annaga oo aad uga murugsan ku dhowaa qeynaa geerida Sinead. Qoyskeeda iyo saaxiibad eeda aad ayey u murugsan yihiin, waxaana xilligan ad ag codsaneynaa ilaalinta xogteena gaarka ah,” ay aa lagu yiri war-saxaafadeed ay soo saareen qoy skeeda, oo ay baahisay warbaahinta dowladda Ire land ee RTE.
Qoyskeeda ma aysan shaacin sababta dhima shadeeda. Waxa ay Sinead O’Connor aheyd 56 jir.
Haddaba, waxaa warbixintaan ku eegi doonaa diiwaanka cajiibka ah ee Sinead, gaar ahaan Islaa mnimadeedii iyo abaalkii ay u gashay Soom aaliya, xilli ay xaalad adag wajaheysay.
Sinead O’Connor iyo Islaamka
Sinead O’Connor oo ahayd fanaannad u dhalatay dalka Ireland, sagaashamaadkii ayuu fankeedu dunida qabsaday.
Fanka waxaa u wehliyey in ay ahayd qof aan runta ka gaban, codkeedana inta dulman ugu hii lisa oo waxaa laga hayaa in ay tiri;
"Ku tala-gal igama aha in aan mushkilad abu uro, laakiin inta badan way dhacdaa in ficilladaydu xasarado kiciyaan, waanse ku faraxsanahay in aan dhibleey ahay.”
Sinead ayaa bishii October 2018-ka ku dhowa aqday inay qaadatay Diinta Islaamka, "Waxaan ku faraxsanahay inaan noqday Muslim,” ayey tiri.
Waxay sheegtay in go’aankeedu ahaa mid dab iici ah oo uu gaaray qof caqli leh, waxayna baahi say xilligaas muuqaal ayada oo aadameysa.
Sidoo kale waxay markaas tiri "markii aan Ju zka labaad ee quraanka aqriyey waxaan daree may iyo hoygaygii helay, oo aan weligayba Islaam ahaa.”
Waxay markaas kadib Sinead qaadatay magaca ‘Shuhada Sadaqat’.
Sinead iyo Soomaaliya Sinead O’Connor ayaa markii ay aragtay muuqaal lada laga baahiyey macluushii Soomaaliya ka dhacday 1992-dii ee "Caga-bararka” loogu magac daray waxay qaadatay go’aan geesinimo leh, oo ku aadan xaaladda ay markaas wajahayeen Soomaalida.
Sinead ayaa kadib markii ay aragtay codsiga Laanqayrta cas ay ku doonayso lacag lagu gar-gaaro dadka macaluushu ku hayso Soomaaliya ay go’aansatay in ay iibiso guri ay lahayd si loogu caawiyo Soomaalida dhibaataysan.
Gurigaasi ay ku deeqday Sinead ayaa ku yaa llay Hollywood, wuxuuna ka koobnaa shan qol iyo barkad lagu dabaasha. Waxaana xilligaasi la soo dhigay xaraash ka socday hotelka Savoy ee Lond on, iyada oo qiimihiisu ahaa $750,000.
Marka laga soo tago arrintaan, Sinead ayaa si doo kale ahayd qof aan runta ka gaban, codkeed ana inta dulman ugu hiilisa, iyada oo lagu xasu usto hal-ku-dhiggeedii "La dirir cadowga runta ah.”
Odhaahdaan ayaa si weyn u faaftay kadib markii Sinead oo TV Mareykan ah ay malaayiin si toos uga daawanayaan ay jeex-jeeday sawirka Baadiraga ugu waynaa Diinta Kirishtaanka (John Paul II).
Sinead O’Connor ayaa sidoo kale dhowr jeer iska diiday abaalmarinta caalamiga ah ee la yira ahdo Garrmy Award, taasi oo ay sheegtay "in aan garsoor xaq ah lagu bixin.”
Dhinaca kale, heesaheeda qaarkood mudaaha raad oo kale ayey ahaayeen. Mar laga sugayey in ay qaado mid kamid ah heesaha caanka ah (Noth ing compares to you), "cid kula dhigmaan jirin,” ay ey masr axa kaga rogtay heestii "War” ee cuns iriyad la dirirka ahayd ee uu qaaday heesaagii waynaa ee Bobe Marley.
Allaha u naxariisto Sinead O’Connor ayaa ugu dambeyntii Arbacadii Dorraad aheyd u yimid xaqii Eebe, iyada oo ifka kaga tagtay saddex caruur ah, waxaana la sheegay inay ku nooleyd oo ay waqtig eeda u kala qaybin jirtay Ireland iyo Britain ka hor dhimashadeeda.
XIGASHO:-CAASIMADDA.NET
Madaxda Sacuudiga oo qoraal la xiriiray gubidda Qur’aanka u diray Denmark
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Dib lomaasi Danmark ah u dhiibay qoraal lagu dalba nayo in la jooojiyo falalka foosha xun ee ka hor imaanaya caqiidada diinta Islaamka, sharciyada iyo xeerarka caalam iga ah ee dunida.
Boqortooyada oo u yeertay dibolomaa sigaasi ayaa kala hadashay arri mo ku saabsan kutubka Qur’aanka ee dha waan lagu gubay magaalada Cope nhagen ee Denmark.
Hadal ay manta soo sa areen wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Dalalka Khali ijka ayaa lagu sheegtay mo wqif ka dalalk aasi ay ka tag an yihiin xad gudubka lagu sameeyay Qir ’aanka iyo sida ay lagama maarma anka y tahay in dalalka Iskaandaneefiyanka ay u howlgalaan wax ka qabashada naceybka diim aha,gaar ahaan Islaamka.
Cabashada boqortooyada ayaa timid ka dib markii dadka u ololeeya midigta fog ee Denmark ay todobaadkii la soo dhaafay bannaanka safa aradaha Ciraaq, Masar iyo Turkiga ay ku gubeen kitaabka barakeysan ee Islamka .
Isniintii, laba xubnood oo ka tirsan xisbiga P atriots Danish ultra-nationalist ayaa ku tuntay nuqul ka mid ah qur’aanka kariimka ah .
Sacuudi Carabiya ayaa todobaadkii hore Dowla ddaSweden kala hadashay arrimmo ku saabsaa naa joojinta gubidda kitaabka Qur’aanka.
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee laga soo doorto Puntland oo baaq soo saaray
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Feder aalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland ayaa ku dhaleeceeyay guddoonka Baarlamaanka Puntland go’aankii ay ku laaleen codsi ay beel gudbisay ee ku aaddana in la kordhiyo tirade Xi ldhibaannada Puntland.
Shir saxaafadeed ay Muqdisho ku qabteen Xildhibaannada kala ah; Fardowso Cismaan Cigaal, wasiirka Gaa diidka iyo Duulista Hawada XFS, Axmed Taajir Ca bdullaahi Xaashi, Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Jigato) iyo Maxamed Faarax Nuux (Maxamed Dheere), waxay ku sheegeen inay cambaareyna yaan dulmi sharci darro ahna ay tahay in la hor istaago codsiga ay saxiixaan muwaadiniin, sida uu ogalyahay Dastuurka Puntland si loogu kor dhiyo matalaada ay ku leeyihiin Golaha Baarl amaanka Puntland.
"Sifada uu sharciga ogalyahay ayaa loo maray codsiga, beesha aan matalnana muddo 25ta sanno ee ay dhisan tahay Puntland ayay cabasho ka muujinaysay matalaada ay ku leedahay Punt land, waa nasiib darro in Shalayna loogu darro in si cad uu guddoonka baarlamaanka u hor istaago codsiga ay soo saxiixan inan loo gudbin Baarl amaanka.” ayay tiri Xildhibaan Fardowsa Cisma an Cigaal oo usoo jeedisay beesha ay kursiga xil dhibaanno ku matasho in laga fiirsado doorasho oyinka ka dhacaya Puntland ka qeybgalkooda illaa laga jawaabayo cabashadooda.
Xildhibaan Axmed Taajir Cabdullaahi, ayaa dhan kiisa ku baaqay in la qabto bannaanbaxyo lagu muujinayo dulmiga ay ku kaceen Baarlamaanka, sidoo kale qeybaha bulshada Puntland ayuu usoo jeediyay inay ka dhiidhiyaan go’aanka.
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Jig ato) iyo Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux (Maxa med Dheere) ayaa dhankooda ku tilmaamay go’ aanka guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka hor sheegay Xildhibaannada , inuu ahaa ku xadgudub sharci,maaddama Dastuurka la furay qodobbadii looga bahnaa ee doorashadana wax laga bedd elay, codsiga ay gudbisay beesha ay matalaana aan la hor keenin Baarlamaanka.
XIldhibaannada si wadajir ah waxay ugu baaq een kulamo aayo ka tashi iyo wadatashi ah oo ay isugu yimaadaan qeybaha bulshada ee Tannade oo ka mid ah beelihii wax ka dhistay Puntland oo maalmo kaddib jirsanaysa 25 sanno.
Mudanayaashan ayaa baaqooda ku soo aadday kaddib markii in ka badan 7 kun oo muwaadiniin cod ku leh Puntland oo ka soo jeeda beesha ay matalaan ay saxiixeen codsi ay ku dalbanayaan in la kordhiyo xildhibaannada si ay mataalada ay ku sheegeen ‘midda ay u qalmaan’ uga helaan Baar lamaanka, sida uu u ogalyahay dastuurka Punt land oo dhigaya 5,000 oo muwaadiniin cod bixiy aal ah inay codsan karaan wax ka beddelka Das tuurka, balse go’aanka ay sugayeen oo uu akhri yay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cab dirashiid Yuusuf Jibriil ayaa noqday inan la kor dhin karin xildhibaannada illaa inta tiro koob rasmi ah laga sameynayo, kaddib markii uu fasiraad sha rci waydiistay maxkamadda Dastuuriga ah, go’a nkan oo ay sharci darro ku tilmaameen xubnaha u hadlay beesha Tannade.
Biyo la’aan xoogan oo ka dhacday degaano katirsan Gobolka Bakool
In ka badan Kun Qoys oo kamid ah Dadka ku nool degaanka Xaara xoodey oo hoostaga deg mada Rabdhuure ee Gobolka Bakool ayaa waxaa la sheegay inay xilligaan soo wajahday Biyo la’aan xoogan markii ay ka gur een Ceelal Gacmeedyadii ay Biyaha ka dhaansan jireen.
Qoysaskaan oo ah Xoolo dhaqato ay saamey say abaartii ka dhacday dalka ayaa Biyaha ka doo nta degaan o 15km ujira, waxaana kordhay Qii maah fuustada Biyaha, oo gaartay 15 ilaa 10 Dollar.
Qaar kamid ah dadka kunool degaanka Xaara xoodey ayaa Warbaahinta u sheegay in Biyo la’a anta ay siwyen u saameeysay degaanka, isla mark aana goobo aad uga fog degaanka ay Biy aha ka keensadaan, taasina ay dhibaato ku tah ay. Waxaa ay ka dalbadeen dowladda Soomaa liya iyo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed inay u soo gurmadaan, isla markaana loo qodo Ceelal ay Biyaha ka helaan, si ay u helaan Nolol tan ka wanaagsan.
Si kastaba abaartii ka dhacday dalka ayaa saameyn waxaa ay ku yeelatay dad iyo Duunyo, hayeeshee hadda ay u muuqataa in bulshada Soomaaliyeed ay kasoo kabsanayaan.
Shixnado Qamadi oo lacag la’aan oo lo soo daabulayo Somalia
Madaxweynaha dalka Raashiya, Vladimir Pu tin ayaa sheegay inay diyaar noqon doonto in Shi xnadaha Qamadiga ee Lacag La’aanta la soo daabulo muddo 3 ilaa 4 bilood ah.
Madaxweynaha oo ka hadlay Shirweynaha Madaxda Raa shiya iyo dalalka Afrika ee ka furmay magaalladda St. Pe tersburg, wuxuuna xusay inay Shixnadaha Qamadiga ee lacag La’aanta u soo diri doonaan dalalka Somalia, Eritrea, Mali, Bur kina Faso iyo Afrikada Dhexe.
Waxa uu xusay in dalalkaasi midkiiba la gaarsiin doono Shixnado Qamadi oo lacag la’aan ah, oo culayskooda u dhexeeyo 25,000 ilaa 50,000 oo Tan.
Madaxweyne Putin waxa kale oo uu xusay inay Dowladda Raashiya dhabarka u ridan doonto Kharajka Kirada ee Maraakiibta Shixnadaha Qam adiga soo gaarsiin doona dalalka Somalia, Eri trea, Burkina Faso, Zimbabwe, Mali iyo Afrikada Dhexe.
Si kastaba, Hadalka Madaxweyne Putin waxa uu ku soo beegmay hal isbuuc kadib, markii ay Dowladda Raashiya ku gacan saartay Qorshe Dib loogu cusbooneysiin lahaa Heshiiska loogu oggolaaday Shixnadaha Qamadiga Ukraine ee ka soo gudbi jirey Badda Madow.
Heshiiskaasi waxaa horey u fududeeyey QM iyo Dowladda Türkiye, si Shixnadaha Qamadiga Ukra ine loo gaarsiin lahaa dalalka ugu saboolsan Caa lamka ee ay Cunto-Yarida ka jirto.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump oo mar kale wajahaya eedeymo hor leh
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa wajahaya eedeymo hor leh,oo ah in uu mid kamid ah shaq aalihiisa ku cadaadiyay inuu tirtiro muuqaal sir ah, xili ay ku sugnaayeengoob uu dalxiiska u tago oo ku taalla go bolka Florida ee waddanka Mareynaka. Ha yeeshee Trump ayaa iska fogeeyay eede yma han, isagoo ku eedeeyay mada xweyne Joe Bide n iyo waaxda cadaaladda oo uu sheegay inay ugaarsanayaan.
Trump ayaa hore u wajahayay 37 dacwadood oo lagu soo oogay, waxaana haatan dacwadaha guud ee loo haysto gaareen ilaa 40
Mareykanka Oo Cunaqabateyn Kusoo Rogay Madaxa Maaliyada Daacish Ee Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabat eyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee maleeshiyada Daacish ee Soomaaliya.
Cabdiweli Maxamed Yuusuf ayaa lagu eedee yay inuu kaalin muhiim ah ka qaaday gaarsiinta daga alyahannada ajaan ibta ah, saadka iyo saa nad kale oo ay Daacish u soo wak iilatay.
"Shalay (Khamiis) Xafi iska Ilaalinta Han tida Dib dda ee Waaxda Maaliy adda Mar eykanka wa xay cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxa med Yuusuf, oo ah mada xa xafiiska maaliyadda ee ururka Daacish ee fadhigeedu yahay Sooma aliya” ayaa lagu yiri bay aan kasoo baxay waaxda Maaliy adda Marey kanka.
Qeybtii hore ee sannadii 2022 iyo 2021, Daac ishta Soomaaliya ayaa qaadday lacag lagu qiya asay 4.5 milyan oo doollar, taas oo ah lacago ba ad ah oo ka aruursatay gana csiga iyo gacansat ada gudaha, soo dejinta, daaqsinka iyo beeraha, sida ay sheegtay waaxda Maaliyadda Marey kanka.
Tallaabadan ayaa Mareykanku ku tilma amay inay muujineyso ‘taageerada Maray kanku u hayo saaxiibadiisa dadaalka ay ugu jiraan ka hortagga maalgelinta argagixisada iyo xoojinta amniga qaranka iyo gobolka.”
Kaaliyaha Xoghayaha Maaliyadda Marey kanka u qaabilsan arrimaha argagixi sada iyo sirdoonka oo Muqdisho soo gaaray
Kaaliyaha Xoghayaha Maaliyadda Mar ey kanka u qaabilsan arrimaha argagixisada iyo sir doonka, Brian Nelson ayaa Shalay oo khamiis ah booqasho shaqo ku tagay Muqdisho.
Brian Nelson ayaa ma daxda sare ee dowladda, inkastoo dalka ay ka ma qan yihi in, wuxuu kala ha dlidoonaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka maaliyadeed ee labada dal.
Sarkaalkan ayaa inta uu ku guda jiro boo qasho uu ku tagay Muqdisho, wuxuu sidoo kale kala hadlidoonaa masuuliyiinta Dowlad da, sida ka bixitaanka Moscow ee heshiiska badarka Ba dda Madow uu u dhaawici do ono dowladaha Afr ika.
Booqashada Nelson ayaa ku soo beeg antay iyadoo madaxweynaha Ruushka Vla dimir Putin uu isku diyaarinayo inuu mad axda Afrika ku ma rtigeliyo St. Petersburg Khamiista Shalay iyo Jimc aha berri, isagoo u ballan qaaday inay xor u yihiin hadhu udhka Ruushiya "si ay ugu beddeshaan hadhuudhka Ukraine.
Xoghayaha guud ee QM. Antonio Gute rres
ayaa ka codsaday Ruushka in ay dib u soo noo leeyaan heshiiskii ay dhexdhexaad
ka ka ahayd Qaramada Midoobay ee hadhu udhka Badda Mad ow si loogu ogolaado
qulqulka hadhuudhka la ga dhoofiyo dekeda ha Badda Madow ee Ukraine.
Antonio Guterres oo fariin adag u diray Mila teriga qabsaday talada dalka Niger
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay talaabada ciidamada dalka Niger ku afgembiyeen Madaxweynihii dalkaas Mohamed Bazoum oo haatan ku jira xabsiga.
Antonio Guterres ayaa shee gay inaan la aqbal karin wax uu ugu yeeray isbedelka sha rci darrada ah ee ka dhacay Niger, isagoo milateriuga ugu baaqay iney xukun ka ku celiyaan hogaamiyihihii ay xukunka ka tuu reen.
Mr Guterres ayaa sheegay in uu aad uga wala acsan yahay xariga madaxweyne Mohamed Baz oum, uuna ka walaacsan yahay xaaladiisa caaf imaad.
"Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dhammaan dhaqdhaqaaqyada caqabada ku ah geedi soc odka dimoqraadiyadda ee Niger.” ayaa agu yiri war ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee QM.
Arrintan ayaa timid kadib markii ciidamada dal ka Niger ay ka shaaciyeen inqilaabka afgamb iga uu ka sameeyay Telefishinka dalkaasi, iyagoo she egay inay u cuskadeen dastuurka dalkaasi, isla markaana ay shaqada ka joojiyeen dhamaan maa mulada dalkaasi, isla markaana ay xireen xudu udaha dalkaasi.
Wadooyinka magaalada Niamey ee dalka Niger, ayaa laga arki karaa is bedelka, iyadoo ay san jirin wax isu socod ah oo dadka iyo gaadiidka ah, tan iyo markii Dorraad lagu dhawaaqay inq ilaabka ay ciidamadu sameeyeen.
Wararkii ugu danbeeyay Qarax xoogan oo ka dhacay Sweden & khasaaraha
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay dhismo la degan yahay oo ku yaalla magaalada Norrköping ee Gobalka Öst ergötland ee K/Bari dalka Sweden.
Wargeyska maalinlaha ee ugu caansan dal kaasi ee Aftonbladet ayaa qoray inuu qarax xoo gan ka dhacay gudaha dhismo ku yaalla Bartam aha magaalada Norrköping oo 160 KM dhanka K/Galbeed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Stockholm.
Haweeney iyo Ilmo yar ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, kadib, markii ay ku dhaceen Faliirka ama jajabka ka soo duulay Muraayadaha Daaq adaha.
Torbjorn Lindqvist oo ka tirsan Booliska oo la hadlay Wargeyska Afton bladet ayaa sheegay in jugta qaraxa laga maq lay Bartamaha magaalada, isla markaana uu bur bur baahsan soo gaaray dhismaha uu qaraxu ka dhacay, isla markaana ay soo wada hoobteen Muraayadaha Daaqadaha.
Afhayeenka Booliska, Marcus Annivor waxa uu isagana sheegay inay jiraan cadda ymaha Bur burka dhismo soo gaaray iyo hareerahiisa, isla markaana ay tiro Gaadiid iyo Dhismooyin ku bur bureen.
Dhanka kale, Boliska waxay su’aalo weydi iyeen Goobjoogayaal badan oo iyagu maqlay Qaraxa, balse, Boliska ma xirin dad looga shak iyey Qaraxaasi.
Baaritaano ayey Hay’adaha Ammaanka ee dalkaasi bilaabeen si loo ogaado haddii uu Qa raxaasi ku lug leeyahay falal khatar ah oo horey uga dhacay magaalladda Norrköping, iyadoodhowr guri la rasaaseeyey.
Ninkii Hoggaaminayay Ciidamada Afga mbiga Kula Wareegay Niger Oo Isku Magacaabay Hoggaamiyaha Dalkaasi
Gen Abdourahmane Tchiani ayaa ku dhawaa qay inuu yahay hogaamiyaha cusub ee Niger kadib afgambi yaab leh oo dalkaasi ka dhacay.
Sidoo kale waxaa loo yaqaan Omar Tchiani, waxa uu sameeyay la wareegis billaabatay Arbacadii markii ciidamada ilaalada madaxtooyada ee uu hoggaaminayay ay qabteen hoggaamiyaha dalka.
Tani waxay burburisay dimuqraaddii Niger tan iyo markii ay xornimada qaadatay 1960-kii.
Madaxweyne Maxamed Bazoum ayaa loo malaynayaa in xaaladdiisa caafimaad ay wanaa gsan tahay, waxaana weli gacanta ku haya ilaa ladiisa gaarka ah.
Inqilaabka ayaa waxaa cambaareeyay hay’ adaha caalamiga ah oo ay ku jiraan Mid owga Afr ika, urur goboleedka Galbeedka Afrika ee loo yaq aanoEcowas, EU iyo UN.
Gen Tchiani oo 62 jir ah ayaa xilka ilaal ada madaxtooyada hayay tan iyo sanadkii 2011-kii, waxaana sanadkii 2018 loo dal lacsiiyay darajada guud ee janaraal.
Isagoo ka hadlayay khudbad telefishan laga sii daayay, ayuu Gen Tchiani sheegay in dowladdiisa ay la wareegtay sababo la xiriira dhibaatooyin dho wr ah oo ka dhacay Niger, oo ay ku jiraan amni-darro, dhaqaale xumo iyo musuqmaasuq iyo arri mo kale.
HOGAAMIYAHA KOOXDA WAGNER OO MAR KALE KA SOO MUUQDAY FAGAARE AAN LAGA FILEYN
Balozi Freddy Mapouka akipeana iyo Yevgeny PrigozhinXIGASHADA SAWIRKA,DMITRY SITTY
Hogaamiyaha Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa ka soo muuqday magaalada St Petersburg intii uu socday shirkii Afrika iyo Ruushka ee todob aadkan.
Waxaa la arkayay isagoo gacan qaadaya danjire Fred dy Mapouka, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Jamhuu riyadda Bartamaha Afrika (CAR).
Sawirka waxaa Facebook-ga soo dhigay Dmitri Syty, kaas oo la sheegay in uu maamulo hawlaha Wagner ee ka socda dalka Jamhuuriyadda afri kada dhexe.
Waa markii ugu horreysay oo la xaqiijiyo
in Prigozhin lagu arko Ruushka tan iyo markii Wa gner ay ku guul darreysteen
kacdoonki ka dhanka ahaan Putin bishii June.
Kulanka Prigozhin iyo Mr Mapouka ayaa ka dhacay hotelka Trezzini Palace ee St Petersburg, sida ay BBC xaqiijisay.
BBC ayaa xaqiijintan u isticmaashay software aqoonsiga wajiyada markaasi oo is barbar dhig ay ku sameysay sawirrada la yaqaan ee sarkaalkan Jamhuuriyadda Afrikada dhexe iyo sawirka uu ku jiro Prigozhin, waxaana la xaqiijiyay in 99% in lab ada sawir ay isku nin yihiin. putin
XIGASHADA SAWIRKA,EPA
Xiriirka Putin iyo Yevgeny Prigozhin
24-kii bishii June ayay ahayd mar kii xoogagga wa gner ay si lama filaan ah ugu dhaqaaqeen fal dad badan ka yaabiyay oo ahaa in ay isku dayeen in ay xilka ka tuura an Putin.
Waxay si fudud u qabsadeen ma gaalada muhi imka ah ee Rostov-on-Don oo ku taalla bartama ha gudaha Ruushka.
Isku daygaasi ka dib ayaa waxaa khudbad jeediyay Vladimir Putin oo ka hadlay telefishinka dalkaasi halkaas oo uu ku eedeeyay hogaamiy aha Wagner Yevgeny Prigozhin "in uu dhabarka ka toogtay" iyo in uu sameeyay khiyaano qaran.
Markii saacado badan ay xaaladda qasneyd ayaa waxaa markii dambe lagu guuleystay in la joojiyo howlgalkii kooxda Wegner.
Wadahadalo uu gar-wadeen ka ahaa madaxw aynaha Berlarusia Alexander Lukashenko, ayaa waxaa uu sheegay in Yevgeny Prigozhin uu aq balay in ciidamadiisa ay dib uga soo laabtaan duu llaanka ay ku yihiin magaalada Moscow.
Wax faahfaahin ah lagama bixin waxyaabaha si dhabta ah looga wadahadlay kulankaasi labada masuul dhexmaray.
Waxaa sidoo kale heshiiskaasi qeyb ka ahaa in cii damada Wagner ee calooshood u shaqeystaya asha ah ay ka baxaan Ruushka oo ay u guuraan dalka Belarus.
Waxyaabaha kale ee lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa in la tuuro oo meesha laga saaro dacw adihii ka dhanka ahaa hogaamiyaha kooxda Wag ner Yevgeny Prigozhin.
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa 5 maalin ka dib isku daygii kacdoonkii kooxda wa gner waxaa uu la kulmay Yevgeny Prigozhin oo ahaa hogaamiyaha kooxdan calooshood u shaqe ystayaasha Wagner.
19 bishii July ayaa waxaa muuqaal la soo dhigay barta Telegram laga arkay madaxa kooxda Wagner Yevgeny Prigozhin oo ku sugan dalka Bel arus. Waxaa la arkay isagoo soo dhaweynaya daga alyahanno ka tirsan kooxdiisa.
Isaga oo khudbad u jeedinaya qaranka Ruu shka 26-kii June - ka dib markii uu dhammaaday kacdoonka, ayaa Madaxweyne Vladimir Putin wuxuu u soo bandhigay dagaalyahannada Wa gner inay doortaan inay si toos ah qandaraasyo ula saxiixdaan Wasaaradda Difaaca Ruushka, ama ay Belarus aadaan.
khubarada ayaa sheegeysa in aysan wali jirin heshiis rasmi ah oo labada dhinac dhexmaray, balse marka la eego marxaladda dagaalka Ukra ine ay labadaba ku qasbanaadeen in ay kala leex daan. XIGASHO:-BBC
Madaxweyne Xasan oo loo gudbiyay xogta weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad Ammarna bixiyay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa xa lay kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiil katirsan ciidanka Soomaaliya , kuwaa uu kala hadlay xaa lada ammaanka dalka iyo dhacdooyinkii ugu dam beeyay
Sida aan xogta ku helay madaxwe yne Xasan Sheekh ayaa saraak iisha uu la kulmay waxa ay u gudb iyeen warbixin horudhac ah oo ku saabsan wee rarkii ismiidaaminta ahaa ee dhawwaan ka dha cay xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee maga alada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa loo sheegay halka uu mar ayo baarista weerarkii kuliyadda Jaa lle Siyaad, tirada askarta ku dhimatay kuna dhaa wacantay iyo sidoo kale saraakiisha u xir xiran fududeynta weerarkaasi.
Xasan Sheekh ayaa ku canaantay saraakiisha ciidamada weerarka ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad, waxa uuna ku amray in deg deg ah loo soo afjaro baarista si shacabka loola wadaago oo ay cid gaar ah u qaadato dayacaasi amni.
Madaxweyneyaha ayaa sidoo kale saraakiisha ciidamada ka dhageestay halka ay marayaan ho wlgalada Al Shabaab dalka looga saarayo iyo sida ciidamada xoogga dalka ugu diyaarsan yihiin bilaabida wajiga labaad ee howlgalka.
Weerarkii ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ay aa sababay geerida askar badan oo laga ke enay gobolka Shabeelaha Hoose, weerarkan ayaana dhaliyay tuhun la xariira in loo fududeeyay kooxda Al Shabaab oo masuliyadiisa sheegatay.
XIGASHO:-Allbanaadir.com
Muqdisho
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NESPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA LUULYO 2023-KA
..