
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA LUULYO 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qe ybga lay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo Geeska Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaa niga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-geli say Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mar wo Giorgia Mel oni. Shirkan oo ay ku kul meen dalalka Soom aaliya, Talyaa niga, Jabuuti, Itoobi ya iyo Kenya ayaa lagaga arrinsanayey Amn ga, dhaq aalaha, ganacsiga iyo maalgashiga, iyadoo dowladda Soomaaliya ay mudnaan siin ayso sidii ay iskaashi heer gobol iyo heer caala mi ah ugu heli lahayd wajiga labaad ee howl-galka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Al-shabaab.
Ra’iisal wasaare Xamse oo u ambabaxay Tanzania
Ra’iisul wasaaraha XFSMd.Xamsa Cabdi Barre iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa dalka ka ambaxay, isagoo ku sii jeeda dal ka Tanzania oo uu uga qaybgalayo shir mad axeed muhiim ah.
R/wasaaraha iyo waftigiisa oo ay ku jiraan wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qay b galaya shir madaxeed ka horumarinta kara anka Aadanaha ee Afrika oo ka dhacaya M/Da arusal aam inta u dhexeysa 24-26 July 2023.
Shirkan oo looga hadlayo ahmiyadda ay qa aradda Afrika u leedahay taabbagelinta awood da dadweynaha, si ay uga qaybqaataan horum arka qaaraddu hiigsaneyso ayaa mudnaan gaar ah u leh Xukuumadda Dan-qaran ee ku aa dden horumarinta bulshada, waxaana la filayaa in ay ka soo baxaan go’aamo dhaxalgal ah.
Guddoomiye Sacdiyo Samatar oo loo diiday inay Dorraad u safarto Magaalada Garoowe
Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee GSHBS , xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar, ayaa laga hor istaagay inay u duusho magaalada Garowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland.
Xogta ayaa sheegeysa in diyaarad lagu waday inay Muqdisho soo qaado Sacdiyo lagu amray inaysan soo qaadin Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka iyo wefdi la socday oo ay isugu jiraan wasiiro, xildhibaano, iyo madax dhaqameedyo.
Sacdiya ayaa lagu waday inay
ka qeyb ga sho caleema saarka Suldaan Bashiir Suldaan Carab, oo ah suldaanka be
esheeda, kaas oo lagu wa do in beri xafladdiisa calee ma saarka ay ka dhacdo
magaalada Garoowe San adkii hore ayay ahayd mar kii diyaarad siday Guddoom iye
kuxigeenka Golaha Shac abka lagu qasbay iney dib ugu noqoto Muq disho.
Weli xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar ka ma aysan hadlin tallaada loogu diiday inay Gar oowe safar ugu ambabaxdo, waxaana la xaqii jiyay in diyaaradii laga reebay iyada ay ka degtay Garoonka diyaaradaha Jeneraal Maxam ed Abshir ee Garoowe
Maxkamadda G/Banaadir oo la horkeenay Mas’uuliyiin ku eedeysan musuq maasuq
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Dorraad oo Isniin ah waxaa la horkeenay Sadd ex mas’uul oo katirsan Wasaaradda Maaliya dda Xukuumadda Soomaaliya, kuwaas oo loo heysto inay sameeyeen musuq maasuq iyo xato oyo Xoolo Dadweyne.
Saddex Xubnood oo kat irsan Wasaaradda Maaliy adda iyo Bangiga Dhexe ayaa kasoo muuqday Maxkamadda, kuwaas oo kala ah Cabduqaadir Cabdi Socdaal oo ka tirsan Bankiga Dhaxe kana Shaqeeya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, Abuukar Maxamed Cali maamulahii xafi iska Canshuuraha Bariga wasaaradda maaliya dda ee garoonka Aadan Cadde & Maxamed Aa dan Cabdullaahi Maamulahii Bankiga Dhaxe laanta garoonka Aadan Cadde.
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Ba naadir Saalax Cali Maxamuud ( Dabaan oo soo bandhigay Eedaha loo heysto mas’uuliyiintaan ayaa mid mid u weydiiyay, iyaga oo kaga jaw aabayay, wuxuuna soo bandhigay magacyada Mas’uuliyiinta iyo Goobaha ay ku xiran yihiin.
Dhawaan ayay aheyd markii sidaan oo kale Ma xkamadda Gobolka Banaadir la horkeenay Afar Xubnood oo katirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kuwaas oo loo heysto inay ku kaceen falal la xiriira musuq maasuq
Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan ful iyay iyo faah faahin laga helayo
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano katir san Gobolka Galgaduud, halkaas oo la shee gay inay ku sugnaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab Howlgalka ayaa Ciidamada wax aa ay sigaar ah uga ful iyeen Dhul howd ah oo kuyaalla degaanka Cali Seer oo ku dhawaad 20 km dhanka Bari ka xiga degaanka Ceelhareeri oo hoostaga degma da Galcad ee Gobolka Galgaduud.
Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay Warbaahinta u sheegeen in ho wlgalka uu ka dambeeyay kadib markii ay hel een xog ku saabsan inay degaanka Cali Seer iska aruursanayaan Xubno Al-Shabaab ka tir san si ay weeraro u fuliyaan.
Waxaa ay sheegeen inay burburiyeen Sal dhigyadii ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaan ka Cali Seer, sidoo kalena howlgalka ay kudi leen Xubno katirsan wallow aan faah faahin ra smi ah laga helin.Al-Shabaab ayaa dhowr jeer weeraro ka geystay degmada Galcad iyo deg aannada hoostaga, halkaas oo kamid ah Goobihii ay Ciidamada dowladda kala wareeg een Al-Shabaab oo muddo tobanaan sano ah Maamulayay.
Tirada khasaaraha ka dhashay Qaraxii Kuliyadda Jaalle Siyaad oo korortay
Warar dheeraada ay aa ka soo baxaya qarax barqadii Dorraad ka dha cay gudaha xero ku taa lla kuliyadda Jaale S iya ad ee magaalada Muq disho, jugta qaraxa asi ayaa waxaa laga mal qay inta badan degmooy inka Gobolkaan Ban aadir.
Illo wareedyo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in 25 askari ay dhint een, kadib markii nin isku soo xiray walxaha qarxa uu isku qarxiyay ciidanka oo saf ku jira, isla markaana xilligaas sameeynayay gaardis.
Dhawr iyo afartan kale ayaa la sheegay inay dhaawacmeen kuwaas oo loo kala qaaday isbitaalo ku yaala Muqdisho, sida xaaladdooda caafimaad loogu dabiibo.
Ninka is qarxiyay ayaa xirnaa dareeska ciidan ka, isagoo gudaha xerada ku galay aqoonsi, si da il wareed ka tirsan Miltariga oo aan doonayn in magaciisa la sheego uu Idaacadda BBC-da u sheegay.
Qoraal ay Al-Shabaab ku faafiyeen baraho oda Interner-ka ayaa lagu sheegay in ninka is qarxiyay uu dilay 73 askari oo ka tirsan ciid anka dowladda Federaalka , isla markaana uu dhaawacay 124 kale, in kastoo cid madaxban naan oo xaqiijisay sheegashadaasi aanay jirin.
Illaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo ba xay miltariga Soomaaliya oo ka hadlaya sida xerada kuliyadda Jaale Siyaad ay wax uga dha ceen iyo tirada khasaaraha ciidanka ka soo gaa ray qaraxa lala beegsaday. Xigasho:BBC
Faysal Cali Waraabe oo sheegay in aanu aq balayn doorasho aan ta madaxtooyada ahayn
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somal iland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa naqd iyay jadwalka doorashada ee ay soo saartay guddida doorashooyinku.
Waxa uu sheegay in nidaamka ururada cusub lagu furay uu yahay mid aan shaqaynayn oo aan la aqbali karin, isaga oo sheegay in anay aqbalayn do orasho aan ahayn doorashada madaxtooyada.
"Dorraad ayay u darnaayeen oo waxa ay yidh aahdeen ururo ayaanu samaynaynaa, adduun ka ma urur ayaa ka dhaca, waxa la raba in ana ga meesha nalaga saaro" ayuu yidhi Faysal.
Madaxweynaha iyo xukuumadiisa ayuu ku eed eeyay in ay yihiin koox aan cid kale u ogolayn inay xukunka timaado "Waxa caddaatay in koo xdani anay cid kaleba u ogolayn xukunka, sharcigii aynu qoronay meel ayay iska dhigeen walaalayaal" ayuu yidhi Faysal.
Faysal waxa uu xukuumada md. Biixi ku eed eeyay inay isku darsatay wax qababad la'aan, xukun jacayl iyo qabyaalad sida uu hadalka u dhigay, isaga oo dhalliilay hay'addaha sharci dajinta sida guurtida oo uu sheegay in ay sharci daro ku joogto.
Waxa uu waxgaradka, ganacsatada iyo culi mada Somaliland ugu baaqay in ay u tagaan madaxweynaha isla markaana ay ku qanciyaan in uu ka hor yimaado go'aanka guddida dooras hooyinka, isla markaana uu qabto doorasho madaxweyne.
Hadaba, xisbiga UCID ayaa ku kala jabay sida looga jawaabayo go'aanka guddida, iyada oo madaxda ugu saraysa ee xisbiga sida xogee yaha guud, guddoomiye ku xigeenka iyo saraak iil kale ay taageereen go'aanka guddida doora shooyinka, isla markaana ay kasoo horjeesteen
guddoomiye Faysal.
Xildhibaanno ka tirsan Labada Gole ee BFS oo booqday dhaawacyada askartii Shalay
Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Md. Cabdullahi Cumar Abshirow iyo qaaar ka mid ah Xildhiba annada 2da gole ee BJFS ayaa booqday isbita alka xoogga dalka Soomaliyeed, halkaasi oo la gu dabiibayay ask artii ku dhaawacantay qaraxii ismiidaaminta ah aa ee lala beegsaday ciidan ka14ka Okto obar ee ku sugnaa kulliyadda Jaa lle Siyaad ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiye Abshiroow ayaa mid mid u boo qday qolalka ay ku jireen dhaawacyada ciidan ka, isagoo ka xog wareesanayay dhakhaatiirta xaaladda caafimaad ee askarta ay wax yeeldu ka soo gaartay qaraxii ismiidaaminta ahaa.
Waxa uuna alle u weydiiyay inuu caafimaad ta am ah siiyo Ciidankii ku geeriyoodayna uu jan adiisa ku irsaaqo
Intaas kadib guddoomiyaha oo ay wehlinaye en Xildhibaanno iyo Sanataro matala askartii dhibaatadu kasoo gaartay qaraxii is miidaamin ta ahaa ayaa tagay halka ay masiibadu ka dhac day ee xerada Jaalle Siyaad ee Muqdisho, wa xa uuna la kulmay taliyaha ciidamada dhulka si uu wax uga ogaado sida ay wax udhaceen.
Taliyaha ayaa guddoomiyaha iyo Xildhibaanna da labada gole ugu warbixiyay sida ay wax u dhaceen, waxa uuna kala hadlay askarta dha awacyadooda aadka u liita in loo helo Caafima ad dibadda ah.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in ka baarl amaan ahaa uu xoogga saari doono sidii wax lo ogu qaban lahaa askartii ay wax yeeladu kasoo gaartay qaraxaasi, isagoo carrabka ku adkeey ay in loo baahan yahay in arrintaan baaritaan adag lagu sameeyo.
Ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa Wasaar adda Gaashaandhigga kulan kula qaatay tali yaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, isa goo kala hadlay masiibadii xanuunka badneed ee ka dhacday kuliyadda Jaalle Siyaad ee mag aalada Muqdisho, halkaasi oo lagu laayay dha llinyaro tababar ku qaadaneysay xerada, kuwa kalena dhaawacyo ay ka soo gaareen Dagal ka
Isku shaandhayn lagu sameeyay Taliyeyaa sha Ciidamada xoogga dalka iyo sababta ka dambaysa.
DFS ayaa isbedel dhanka Ciidanka ah wax aa ay ku sameeysay Saraakiisha kala duwan ee Guutooyinka Ciidamada xoogga dalka Soo maaliyeed ee ka howlgalla dalka, kuwaas oo qaarkood dhawaan lagu soo tababaray dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya.
Taliyaha CXDS Jeneraal Ibraa him Sheekh Muxyadiin Caddoow ayaa tali yeyaal cusub u Magacaabay Guutooyinka 25 iyo 26-ka, iyadoo loo magacaabay sa raakiishii hogaaminaysay ciidama dii Badbaado Qaran ee ka horte gay muddo kororsigii dowladdii Farmaajo.. Taliyaha Guutada 25-aad oo dhawa an DS u bixisay magaca Cumar Binu Khadaab ayaa waxaa loo Magacaab ay Korneyl Mukhta ar Xasan Tifoow oo lagu Naaneeso Shaah-Ma cabe oo muddo badan ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Taliyihii hore ee Ciidanka Kumaandooska DANAB Gaashaanle Ismaaciil CabdiMaalik ayaa waxaa loo Maga caabay Taliyaha Guutada 26-aad oo loo bixiyey Magaca Cali Binh Abii Daalib, halka G/nle Sare Maxamed Maxmuud Guutaale (Qataatow) loo Magacaabay taliyaha Guutada 1aad Ee Ciid anka Xooga Dalka Soomaliyeed. Horay Madax weynaha Soomaaliya waxaa uu isbeel ugu sa meeyay taliyeyaasha ugu sareeya Ciidamada xoogga dalka, waxaana uu Magacaabay Taliya ha Ciidamada xoogga dalka oo loo Magacaab ay Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadd oow, Taliyaha Ciidanka lugta oo loo Magacaab ay Janeraal Axmed Aadan Cali. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in isbdelkaan lagu sam eeyay Talieyaasha Guutooyinka Ciidamada xo ogga dalka Soomaaliyeed looga gol leeyahay in dowladda Soomaaliya ay dar dar geliso waj iga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shab aab ee dhawaan billaabanaya.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo jawaab yaab leh siiyey Cali Jeyte
Xildhibaan Daahir Amiin ayaa u jawaabay guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hi iraan Cali Jeyte oo maalin ka hor xildhibaan ka ku eedeeyey inuu u bareeri waayey inuu hogg aamiyo beeshiisa, si ay isaga dul-qaado kooxda Al-Shab aab.
Daahir Jeesow ayaa ku do oday in qorshaha uu wato Cali Jeyte ee lagu kala jarayo HirShabeelle uus an aheyn mid ka soconaya Hiiraan, sidoo kale wuxuu aad u dhaliilay sidii uu u hadlay gudd oomiyuhu. Cali Jeyte ayaa horay u sheegay in Jeesow uu ka baqay dagaalka Al-Shabaab oo xero Digaag uu isku soo sawiray, kadibna ku laabtay Muqdisho, waxaana hadda dhaleeceyn tii guddoomiyaha ka jawaabay xildhibaanka.
"Hadaa dagaal ku jirto xero xoolo ku jiraan wa ad arkeysaa, sawirka uu Cali Jeyte arkay wax aa la iiga qaaday degaanka Buq-goosaar oo 85 KM u jira Beledweyne, gaari dagaal ayaa la iga qabsaday maalintaas, maalintaas waxaan wat ay ciidan hal qabiil ah, isna ciidankii xoogga dal ka ayaa garab taagnaa oo diyaarado dagaal wa ta,” ayuu yiri Xildhibaan Jeesow.
Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay in Ca li Jeyte uu ku jisaaray saraakiishii iyo ciidankii xoogga dalka ee Shabaab kala xoreeyey bariga gobolka Hiiraan.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa la ya ab ku tilmaamay maamulka uu Cali Jeyte ku dhawaaqay ee Hiiraan State, "Cali kaligiis Hiira an dowlad goboleedk kama dhigi karo, HirShab eelle dhismaheeda taan ka soo marnay Cali Je yte uga tanaasuli meyno,” ayuu yiri Xildhibaan Jeesow.
Sidoo kale Xildhibaan Jeesow ayaa aad u amaanay guddoomiyaha cusub ee loo magic aabay G/Cabdullahi Sufurow, "Markii biya baxa du nagu dhacday Sufurow galbeedka Hiiraan ayuu raashin igala qeybinaayey, nin ka fiican sooma xukumin gobolkaan,” ayuu yiri.
Ugu dambeyntii xildhibaan Daahir Jeesow ayaa guddoomiye Cali Jeyte ugu baaqay inuu muujiyo masuuliyad, "Caliyow aniga iyo adiga miyi ayaan ka nimid ee ‘nooh-daan’ iska yarey sidii nin masuul u hadal, dadkana ha isku dirin,” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amin Jeesow oo farriintaan u diray guddoomiye Cali Jeyte Cismaan.
Koox hubaysan oo ku hanjabtay in ay la dag aalami doonto xukuumada Somaliland
Koox hubaysan oo la sheegay in ay isku urursanayaan buurta Gacan Libaax ayaa shee gay in ay kasoo horjeedaan xukunka madaxwe ynaha Somaliland.
Kooxdan oo Dorraad muuqaaladooda lagu baahiyay baraha bulashada ayaa sheegay in ay ka biyo diidsanyihiin hab maamulka madaxw eynaha Somaliland Mu use Biixi Cabdi, waxayna sheegeen in qaar kamid ahi ay yihiin ciidamo ka soo goostay millateriga Somaliland.
"Dadku hayska qabtaan rajiimka, ku raagay meesha ee gafanoobay, ee dhiiga dadka cab aya, xukuumad nijaas ah oo dadkii iyo dalkiiba baadhatay oo macal qawmukuud keentay ayaad moodaysan dowlad" mid kamid ah ragan hubaysan ayaa sidaa ku sheegay muuqaal ay iska duubeen.
Hadaba, Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, oo kulankii golaha ee Dorraad kusoo hadal qaaday kooxdan hubaysan, ayaa ku baaqay in laga daba tago, oo la xaliyo cabashadooda.
"Waan maqlayaa dhallinyaro buuro gashay, qa ran ahaan iyo qoys ahaanba waa in laga daba tagaa, waxan dhib ahayn inoosoo kordhinmay so, in aynu arrintaa ka daba tagno oo deg deg u xalino weeyi" ayuu yidhi Guddoomiye Salee baan.
Intii uu madaxweyne Biixi xilka hayay dhowr jabhadood oo hubaysan ayaa ku dhawaaqay dagaal ay kaga soo horjeedaan xukuumada madaxweynaha, lakiin dhamaantood si nabada ayaa hubka lagaga dhigay markii danbe. Xigasho:Hiiraan.Com
Wasiirka Maaliyadda"Waxaan ka guuraynaa in Hanti dhowraha uu hoos yimaado Xukuumadda"
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xildhiba an Biixi Iimaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka Dorraad warbixin ka siiyay sharciga Hanti Dhowraha Guud,oo horyaal Golaha Shac bka BJFS Wasiirka ayaa sheeg ay in sharciga Hanti dhowraha Guud uu wax badan ka baddali doono nidaamka Maaliyadeed iyo kor u qaadid hufnaanta
Maaliyadda dalka,waxa uu sheg ay in ay muhiim tahay in lag a guur Hanti dhowr hoos yi ma ado xukuumadd a,xildhibaanada ay tahay in ay ansixiyaan.
Wasiirka ayaa sidoo kale su'aalo ay weyd iiyeen xildhibannada oo ay kamid tahay same ynta sharcigan uu ku yeelanayo Hanti dhowr aha jooga ayaa sheega in Hinto dhowraha uu ku joogo sharci la sameeyay 1972,inta sharci gaan la meel marinayana dalka isaga uu sharci u yahay,wasiirka ayaa dhammaan ka jawabay su'alihii xildhibaanada ay ka weydiiyeen shacr iga Hanti dhowraha Guud. Kulanka xildhibaana da oo wali socda ayaa Dorraad waxa ay Akhar inta koowaad marsiinayaan shacriga Hanti dhowaraha,iyadoo dooda kadib ay go"aan ka gaari doonaan
Xog: Wasaaradaha Puntland oo intooda badan xirmaya
Wasaaradaha Maamulka Puntland ayaa into oda badan qarka u saaran inay gebi aha anba xirmaan kadib markii kharash la’aan baahsan ku dhacday, sida ay ogaatay Caasimada Online. Xogta ayaa she egaysa in wasaara daha kala duwan ee Puntland aysan badank ooda wax kharash ah ka helin wasaara dda M aaliyadda, xilli xukuu madda Deni ay ku mashquulsan tahay arr imaha doorasho oyinka.
Tan iyo billowgii sanadkaan ayay wasaaradaha helin kharashkii ay ka heli jireen wasaaradda Maaliyadda Puntland, taasi oo si weyn u saa meysay howlihii shaqo ee socday.
Arrintaan ayaa keentay in inka badan shan bilood ay mushaar la’aan ku dhacdo shaqaal aha iyo ciidamada, sida laga soo xiganayo dad xog ogaal ah.
Mushaar la’aanta iyo kharashkii hay’daha do wlad-goboleedka Puntland oo muddo dheer laga la’yahay wasaaradda Maaliyadda ayaa hor seeday in ay istaagaan inta badan hawlihii socday.
Sidoo kale mashaariicda horumarinta Punt land qaarkood ayaa istaagay kadib markii uu saameeyay khilaafka madaxweyne Saciid Deni iyo Villa Somalia, oo uu ka dhaxeeyo muran siyaasi ah, oo inta badan ku qotoma dano shaqsi ah.
Arrimahaan ayaa imanaya, iyada oo maa mulka Puntland ay ka taagan tahay xiisad siya asadeed oo ka dhalatay damaca Saciid Deni ee furista dastuurka, kaasi oo mucaaradka ay meel adag iska taageen.
Madaxweyne Deni ayaa muddooyinkii da mbe ku mashquulay damiciisa gaarka ah, kaasi oo ka horyimid madaxweyne ku-xigeenka maa mulka, iyada oo Habeen horena lagu kala kacay kulan lagu qanciyay Axmed Karaash.
Kulankaas ayaa waxaa qeyb ka ahaa gudd oonka Baarlamaanka Puntland, wuxuuna ujee dkiisu ahaa in Karaash lagu qanciyo qorshaha Saciid Deni ee furista dastuurka, kaasi oo da gaal ka riday magaalada Garoowe.
Sida ay sheegtay inay ogaatay Caasimada Online, kulankaasi Habeen hore dhexmaray Saciid De ni, Cabdirashiid Yuusuf iyo Axmed Karaash ay aa fashil ku soo dhamaaday, kadib markii lagu kala kacay.
Madaxweyne Deni iyo Cabdirashiid Yuusuf ayaa kulankii Habeen hore isku dayay in ay Karaash ku qanciyaan furista dastuurka balse isku-daygaas ayaa fashil ku soo dhamaaday, iyada oo uu ka gows adeygay qorshahaasi madaxweyne ku-xigeenka, sida ay inoo xaqiijiyeen illo wareedyo ku dhow.
Axmed Karaash ayaa la sheegay inuu iska diiday in uu taageero qorshaha furista dastuur ka oo uu ku tilmaamay mid qalalaase amni sab abi kara, kaasi oo uu gadaal ka riixayo madax weyne Saciid Deni.
Baarlamaanka Puntland ayaa sidoo kale dha waan dib u dhigay wax ka beddelka qodobo ka mid ah dastuurka, si xal loogu helo khilaafka siy aasadeed ee ka jira doorashada, ee ka taagan maamulkaasi. ayuu kaga tegey.
Sagaal ruux oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Suudan
Diyaarad rayid ah oo nooceedu ahaa Anton ov ayaa Dorraad ku burburtay garoonka Port Su dan ee Dalka Suudaan, halkaasi oo ay ku dhin teen 9l qof oo ay ku jiraan afar askari oo milet eri ah. Bayaan ay soo saareen ciidamada Suud aan ayaa lagu sheegay in shilkasi oo ay sabab een cillad farsamo uu ka badbaaday cunug yar
Shilkaan diyaaradeed ayaa yimid 100 maal mood ka dib markii 15-kii bishii Abriil ee la soo dhaafay uu dagaal dhexmaray ciidamada D/Su udaan iyo kuwa kale ee la magic baxay Taag eerada degdegga ah .
M/Port Sudan oo dhacda bariga Bada Cas ay aa kamid ah magaalooyinka ay gacanta ku hay aan ciidamada Sudan tan iyo markii uu dagaal ku bilowday.
Gegida diyaaradaha ee Port Sudan ayaa ah tan kaliya ee weli ka shaqeysa dalkaasi,waana marin muhiim u ah gargaarka dibadda ee aad ka loogu baahan yahay.Dagaalka ka socda Su udaan waxaa ku dhintay ugu yaraan 3000 oo qof sida lagu sheegay qiyaas maxalli ah.
Hay'adda MSF oo ku dhawaaqday inay adee gyadeeda kala baxayso isbitaalka L/caa nood
Hay’adda dhaqaatiirta aan xaduuda lahayn ee MSF ayaa go'aan adag ku gaartay inay ad eegyadeeda kala baxdo isbitaalka guud ee M/ Laascaanood ee gobolka Sool.
War qoraal ah oo hay’ adda kasoo baxay ay aa lagu sheegay sabab ta uga baxday isbitaal ka Laascaanood, in ay tahay, xaaladda amni ee sii xumaanaysa ee ka jirta Laascaanood, taasoo saameeysay bixinta daryeel caafimaad oo ammaan ah.
"Weerarada soo noqnoqda ee xarumaha ca afimaadka iyo rabshadaha ba'an ee Laascaano od ayaa gaaray heer ay MSF aysan awoodin in ay bixiso daryeel caafimaad. Ilaalinta iyo ba dbaadada bukaanka, daryeelayaa shoo da, iyo shaqaalaha caafimaadka lama dam aanad qaa di karo amnigooda,” sidaasi waxaa lagu yiri ba yaanka kasoo baxay hay’adda MSF.
Dhacdadii u dambaysay ee 8-dii Luulyo, ayaa cisbitaalka guud ee Laascaanood lagu garaacay madaafiic, kaas oo sababay dhaawac soo gaadhay shaqaalaha caafimaadka iyo dary eelayaasha.
"Waan ka xunahay in nalagu qasbay inaan joojino taageeradaya da caafimaad. Laakiin waxaan u baahanahay inaan ka shaqeyno deegaan heerarka ugu yar ee badbaadada lagu hubiyo bukaanka iyo shaqaalaha daryeelka ca afimaadka.” Ayay tiri MSF.
Tan iyo bishii Maajo 2019, MSF waxa ay isbit aalka guud ee Laascaanood ka taageertay qala bka caafimaadka iyo daawooyinka, iyo sidoo kale taageero dhaqaale oo ay siiso shaqaalaha bixiya adeegyada caafimaadka.
Dagaalka Suudaan ka socda oo galay maalintiisii boqolaad
Iska hor’imaadyo ayaa laga soo weriyay qaybo kamid ah dalka Suudaan oo dagaalka ka socda uu galay maalintisii boqolaad. Waxa guul dareystay dhammaan dadaalladii gobolka iyo kuwii caalamiga ahaa ee lagu doonayay in lagu joojiyo dagaalka. Dagaalka Suudaan ayaa qarx ay 15 kii April ee sanadkan, markaasoo ay foo da is dareen ciidmada milatariga ee wadanka asi iyo ciidanka gurmadka degdeg ah ee RSF.
Dagaalka ayaa sal kiciyay sedex milyan oo qof, kuwaas oo todobo boqol oo kun oo qof oo ka mid ah ay u qaxeen wad amada dariska ah.
Boqolkaas maalmood 1,136 qof ayaa dagaalka ku dhintay sida ay shee gtay Wasaaradda Caafimaadka, in kastoo la rumeysan yahay in tiradu intaa aad uga badan tahay.
Labada dhinac ee isku herdinaya Suudaan midkoodna guul muuqata kama gaarin
Putin oo sheegay in Ruushka uu la wareeg ayo suuqii ganacsiga Ukraine ee Afrika
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa sheegay in dalkiisu uu Afrika u dhoofin doono wax soosaarkii beeraha ee Ukraine, isagoo markaasi la wareegaya suuqii Ukraine ee qaaradda.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dalkiisu uu si toos ah Afrika
ugu diri doono dalagii loo ma rin jiray Badda Madow ee loo ga keenayay Ukraine,
toddobaad uun ka dib markii Moscow ay ka baxday heshiiskii Ukraine u ogolanayay
inay si nabdoon badarka uga dhoofiso Dekedaheeda Badda Madow.
Heshiiskan oo ay garwadeen ka ahaayeen Qaramada Midoobey iyo Turkiga ayay Moscow sheegtay inaanay sii wadi doonin, haddii aanay wax faa’iido ahi ku qabin.
"Ruushku wuxuu sii wadi doonnaa dadaalkiisa xoogga leh ee uu ku siinayo sahayda qama diga, badeecooyinka cuntada, waxyaabaha loo adeegsado bacriminta beeraha iyo badeecad aha kale ee Afrika.” Ayuu Madaxweynuhu ku sheegay qoraal ka soo baxay Aqalka Kremlin-ka ee Ruushka looga arrimiyo.
"Waxaan rabaa inaan damaanad ka bixiyo in dalkayagu uu awood u leeyahay inuu bedelo sareenkii Ukraaniyiinta, labadaba ganacsi iyo lacag la’aan.” Ayuu yiri Madaxweyne Putin.
Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay go’aa nka uu Ruushku ku soo afjarayo heshiiskii dho ofinta badarka Ukraine ee Badda Madow, xilli qaaraddu ay si weyn ugu tiirsan tahay qamad iga labadaasi dal.
Muddadii sanadka ahayd ee heshiisku jiray ayaa Ukraine ka caawiyay in Dekedaheeda Badda Madow ka dhoofiso in ka badan 32 mily an oo tan oo wax soosaarkeeda beeraha ah.
Afrika ayaa lagu tilmaamaa suuq ganacsi oo ay si weyn ugu tartamaan Moscow iyo Kyiv.
Ruushka iyo Ukraine ayaa dibadda u iibgeeya boqolkiiba soddon (30%) sareenka dunida laga isticmaalo, taas oo ka dhigan boqolkiiba afartan (40%) sareenka Afrika laga isticmaalo.
Ka hor duulaankii Ruushka ee Ukraine, labad an dalka ayaa sidoo kale dunida u dhoofin jiray waxyaabaha loo isticmaalo bacriminta dalaga beeraha, oo dalal fara-badan ay ka faa’iideysan jireen.uushka ayaa lagu wadaa in 26-29-ka bishan uu martigeliyo Shirka Ruushka iyo Afr ika oo ka furmaya Magaalada St. Petersburg ee dalkaasi, kaas oo looga hadlayo dhaqaalaha iyo arrim aha bani’aadanimada.
‘WAAYIHII ADKAA IYO GO’AANKII GEESINIMADA LAHAA EE AADAN CADDE’ – TAARIIKH KOOBAN
Aabihiina wuxuu ka tirsanaa ciidankii Dar aawiishta, markii Sayidkii la jebiyey, ayuu ku soo laabtay degankiisii, wuxuu la kulmay reerkii oo xoolo beelay, wuxuuna noqday qowsaar xoola ra ac ah, isagoo maalin Geel la jira ayaa Libaax soo we eraray, Ilaaheey waa ka bixiyey, laakiin dhaawac cuuryaamiye ayuu kaga tegay
Hooyadii iyo Aabbihii way kala tageen, isa goo sanad jir ah ayeyna geeriyootayHooyadiis . Laakiin odaygu wuxuu ku baxsaday gobboni mada Reerka uu Geela u raacayey oo ahaa Cawlyahan, reer Cali, kuwaasoo daryeel buuxa u fidiyey odoyga.
In kastoo uu markii uu baadigoobay si uu ugu abaalgudo, hadadna ma helin reerkaas.
Wuxuu u wareegay Xuddur, ka dibna Baydh abo, Aabbe Cabdulle Cusmaan, Macallin Qur aan ayuu Baydhabo ka noqday, halka Aadan uu billaabay inuu maalinkiina suuqa ka xama asho Dorraadkiina iskuul dhigto.
Muddo ka dib wuxuu wareegay degmada Jannaale, oo loo bedelay ninkii Talyaaniga ah aa ee uu adeegaha ahaa.
Talyaanigu Soomaalida uma ogallayn tacliin dugsi hoose dhaafsiisan, laakiin Aadan wuxuu ahaa nin Aqriska jecel oo Jannaale uga soo lug eeya Muqdisho, si uu u iibsado ama u ama ahdo Buugaag uu Aqristo. Waxaa saamayn ta ban ku yeeshay hab-dhaqanka gumaystaha faa shistaha ah, taasoo xanuun ba’an ku haysay Damiirkiisa iyo Dadnimadiisaba.
Markii uu adkaysan waayey dhaqanka gum aystaha ayaa isaga iyo saaxibkiis Maxamd Ci ise Faarax isaga tageen shaqadii, waxaase du sha loo saaray eedeyn ah inay lacag xadeen, tuhmadaas oo caddayn looga dhigay in nolo shooda iyo dakhligooda uu kala sareeyo, Aa dan si aftahannimo leh ayuu Maxkamada hort eeda iskaga difaacay, waana la sii daayey mar kii danbi ku waaysey.
Laakiin guddoomiyaha degmada Marka ee talyaaniga ahaa oo ka caraysan sida kalsoo nida iyo aftahannimada leh ee uu Aadan isku difaacay ayaa dharbaaxo wajiga ka saart ay.
Baydhabo ayuu ku soo laabtay, hoteel ayuu ka shaqo bilaabay, Odaygii meherada lahaa oo Talyaani kale ahaa ayaa ku eedeyey in uu xiriir la leeyahay inan uu dhalay oo ay Aadan saax iibo ahaayeen.
Aadan Aabbihii ayaa geeriyooday. Muddo ka dib ayuu Beledweyne u wareegay, halkaa soo uu ka furay xaruntii SYL oo uu muddo wa kiil uga ahaa.
Sheekh Cali Jimcaale iyo C/llaahi Ciise ayey halkaa isku barteen oo ay rafiiq siyaasadeed no qdeen.
Aadan wuxuu ahaa is koris, halgan adag nol osha ka soo maray. Haddii ay tahay tiiraanyadii uu ka dhaxlay bahdilkii, xabsigii iyo masabidkii ay gumaystaha kula kaceen murugada dhima shada labadiisa waalid, tebista kalgacalkii iyo korintii uu kaga baahnaa. Laakiin casharada nolosha marna hamigiisa iyo hankiisa ma jebin, balse wuxuu kaga faa’iidaystay in fursadihii waawaynaa ee soo maray uu dalka iyo dadka Soomaaliyeed kaga faa’iideeyo.
Ma jiro xil macno leh uusan dalka ka soo qa ban, wuxuu soo noqday ku xigeenka Golaha xukun gaarsiinta (Territoral Council), 1953-54, Guddoomiyaha Baarlamaanka Daakhiliga ahaa 1956-59, Madaxweyne KMG ah 1960-61, Mada xweynaha Jamhuuriyadda 1961-67, iyo in muddo ah uu ahaa Xoghayaha Guud ee Xisb iga SYL.
Aadan Aqriskiisu wuxuu la xariiray dhadhaq aaqyada siyaasadeed ee dunida seddaxaad ka socday, gaar ahaan Afrika, taariikhda iyo siy aasada.
Waxaad ka garan kartaa sida uu wacyigiisa siyaasadeed u dhisnaa dooddii dhexmartay isa ga iyo Giuseppe Brusasca oo ahaa wasiirka Afr ika ee arrimaha dibdedda Talyaaniga.
Brusasca ayaa ku galad sheegtay in Talyaa nigu ay Soomaalida u dhiseen jidad iyo Isbita allo, biyo, nadaafad, iyo shaqo abuur keeneen, Aadan wuxuu ugu jawaabay inta aad sheegtay wax ka fiican ayuu Ingiriisku inoo sameeyeen oo ah in aan xorriyad hadali karno, xisbi dhisan karno, siyaasaddana ka toos ugu yeelan karno.
Markii uu Xaaskiisa doonanayey laba maalin ay uu doon sii saarnaa, isagoo Hobyo ka degay, ka dibna Gaalkacyo kaga sii lugeeyey, si uu ga badha Aabaheed Muuse Mataan uu ku shar diyey in uu gabadhiisa ka soo doonto Gaalk acyo ugu yimaado.
Aadan Cabdulle (AUN), wuxuu ahaa nin tawaaduc badan, qunyar socod ah, dad isku wad ah, tanaasul badan, taasoo kasabsiisay awood burji oo ay dadku ka haybystaan.
Wuxuu ahaa nin ku adag go’aannada danta guud, u dabacsan kuwa isaga quseeya. Wuu diiday in uu lacag bixiyo, ama ballan qaadyo xilal iyo qandaraasyo sameeyo labo jeer ee uu xilka Madaxweynaha u tartamay. Isagoo eryi kara Raysalwasaare C/rashiid Cali Sharmarke (AUN) oo ay arrimo badan iskula dhaceen ayuu ka maagay, sababtuna wuxuu Aadan ku shee gay in uu diiddanaa in Madaxweynayaasha ka dibkii iman doona ay dhaqankaas yeeshaan, wuxuu la sugay doorashadii Baarlamaanka ee 1964-tii, markaasoo uu ku bedelay C/risaaq Xaaji Xuseen.
Wuxuu kaloo ka maagay in uu C/llaahi Cii se oo Golihii Dhexe ee SYL, iyo inta badan Baa rlamaanka ay u rabeen in uu Raysalwasaare u magacaabo, sababo la xariira isku dheelitirka beelaha iyo in C/laahi uu ahaa Raysalwaraas ihii xukuumaddii daakhiliga, loona baahan yah ay in ay dad kale oo Xisbiga (SYL) ah ay furs ado helaan.
Markii laga adkaaday doorashadii 1967, ay aa Sh Cali Jimcaale iyo rag kale u soo soo jee diyeen in uu diido, ka dibna inqilaab la same eyo, Aadan si adag ayuu arrinkaas kaga hor yimid.
Waxaa intaa dheer iyo muddo 50 sano uu maalin walba qorayey dhacdooyinka uu la kul mo oo qaybo ka mid ah uu Maxamad Ciise Tur unji ka qoray buuga qiimaha leh ee mar kale Aadan Cade i baray (President Aden Abdula, His life and Legacy), kaasoo aan kula dardaar mayo cid kasta oo siyaasada Soomaaliya dane ynaysa in aqrido.
W/Q: Cabdiraxmaan Cabdishakuur War same, oo soo koobidan ka sameeyay dh iganaha laga qoray taariikh nololeedka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cadde, kaasi oo loogu magacdar ay (President ADEN ABDULLA – His life and Legacy).
PROF. YAXYE CAAMIR : HADDII AADAN NOQON KARIN, LIBAAX XAQA RAACO OO DIFAACO, HA NOQON EEY BAADILKA RAACO OO DIFAACA
Adiga maxey kula tahay Shantaani? 1.Haddii aadan Noqon karin, Lib aax Xaqa raaco oo Difaaco, ha noqon Eey Baadilka raaco oo difaaco. (F.S: 1aad) ( Samankaan dambe, waxaa batay kuwo Eeyaha ka qeylo badan marka ay Baadilka difaacayaan, Baranbarana ka Af gaaban marka Xaqa laga hadlo…Allah ayaan ka magan galnay kuwaa) 2.Dadka Xurta ahi, waxa ay raacaan oo ay difaacaan Xaqa.Kuwa
Qalbiga Adoonta ka ahna waxa ay raacaan oo ka cabsadaan Kii ka xoog badan. ( F.S: 2aad) ( Samankaan dambe, waxaa nagu soo batay, kuwa Xur ah oo aan ogeyn in ay Xur yihiin, oo Qalbiga Adoon ka ah, kuwaa oo aan kala aqoon Qofka iyo Dalka Cadawga u ah… Allaah ayaan ka magan galnay kuwaa) 3.Walaalkaa in aad waddo u dhisto ku fikir, intii aad Baraakadiisa gubi leheyd. ( F.S:3aad) (( Samankaan dambe, waxaa nagu soo batay: a) kuwo intii ay koronto Lacag la’aan ah ku sii lahaayen, kugu soo deynayo Dab Guriga kaa Gubo. b) Kuwo intii ay Tuulooyinka ay Siyaasadda ku matalaan ay Dugsiyo u dhisi lahaayeen, isku dira oo hubeeyo Dadka Beelahaa si ay Guryaha isaga gubaan. c) Kuwo Lacagtii ummadda Xaday oo intey walba Guryo aan ka kireysano Dalka nooga dhisi lahaayeen, Guryo ka dhisto Dalal Shisheeye, kadibna Guryihii iyo Caruurtooduba ay ku Dambeeyaan Gacantii Shisheeyaha… Allaah ayaan ka magan galnay kuwaa)) 4) Allihii, Quraansho ku irsaaqay Gudkaa mugdigaa dhaxdiisa.Ma kula tahay in uu ku hilmaamayo, Allaah ku kalsoonaaw, oo dheh: Yaa Rabi. ( F.S: 4aad) ( Samankaan dambe, waxaan Aragnay, kuwa Quraanshada ka kalsooni yar.Allaah ayaan ka magan galnay kuwaa ) 5) Haddii Allaah, uu khayr kula rabo, Xatta waxa uu kuugu soo raraa Cadawgaaga Dushiisa. ( F.S:5aad) (Samankaan dambe, waxaan aragnay, kuwo Hantidii ummadda ka dhexeeysay, Dushooda ku rarayo si ay Cadaab ugu galaan.Allaah ayaan ka magan galnay kuwaa) Adigana mexeey kula tahay? PROF. YAXYE CAAMIR
HAWEENAYDII U HORAYSAY EE XIJAABKA KU CIYAARTA KOOBKA KUBADDA CAGTA ADDUUNKANAHILA BENZINA
XIGASHADA SAWIRKA,FIFA
Qoraalka sawirka,Nahila Benzina Gabadha difaaca uga ciyaarta kooxda xulka qaranka kub adda cagta ee dalka Morooko, Nahila Benzina, ayaa noqotay ciyaaryahankii ugu horeeyay ee ciyaarta tartanka Koobka Adduunka haweenka ee FIFA oo heerkan ah.
Marooko ayaa bilowgii ololahan waxa ay wajahday xulka Jarmalka tartankii ay martigeli nayeen dalalka Australia iyo New Zeland, ciy aarta ayaana ku soo idlaatay guul weyn oo xul ka Jarmalku ay shabaqa ku hubsadeen lix gool oo nadiif ah.
Nahila oo 25 jir ah, ayaa u ciyaarta Naadiga Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Mor ooko, oo ay kula guuleysatay 8 koob horyaalkii ugu horreeyay ee haweenka Morocco.
Nahila waxay bilowday inay la ciyaarto kooxdii ugu horeysay ee haweenka Morooko tan iyo sannadkii 2018, waxayna ciyaartay in ka badan 10 kulan. Waxay sidoo kale hore ula soo ciyaartay xulka qaranka Morooko eeay da’do odu ka yar tahay 17 jirka iyo xulka qaranka ee da’doodu ka yar tahay 20 jirka.
Nahila waxa ay ka soo muuqatay daabacaa ddii ugu horeeyay ee Horyaalada Haweenka Afrika sannadkii 2021, waxa ay sidoo kale ka qayb gashay Horyaalka Midowga Woqooyiga Afrika oo ka dhacayey Masar isla sanadkaas, kaas oo Kooxda Haweenka Royal Army oo ay Nahila u ciyaaraysay ay gashay kaalinta sad exaad.
Nahila Benzina
XIGASHADA SAWIRKA,FIFA
Qoraalka sawirka,Nahila Benzina
"Nhila Benzina waxa ay taariikh ka dhigi doo ntaa Koobka Aduunka ee FIFA ee ka dhacaya Australia iyo New Zealand 2023...Xiddigta Morooko ayaa noqon doonta ciyaartoygii ugu horeeyay ee ka qayb gala tartamadan caalamiga ah iyada oo xiran xijaab,” ayaa lagu yiri qoraal ay FIFA soo dhigtay barteed Twitter-ka, qoraalka oo uu la socday sawirka Nahila Benzina.
Sannadkii 2012-kii, FIFA waxa ay xiriirka kubbada cagta Aasiya siisay muddo tijaabo ah oo laba sano ah, taas oo ciyaartoyda dumarka ah loo ogolaan doono inay madaxa daboo sha an marka ay ka qayb galayaan tartamada caala miga ah.
Sannadkii 2014-kii, FIFA waxay qaaday xayi raaddii saarnayd daboolashada madaxa ee ciyaartoyda. Labo sano ka dib, Koobka Addu unka Haweenka ee 17 jirrada oo ka dhacay Jor dan ayaa noqday markii ugu horeysay oo ciya artoyda Muslimiinta ay xirtaan xijaabka munaa sabad caalami ah oo ay soo qabanqaabisay Xi iirka Kubadda Cagta Aduunka ee FIFA.
Morocco ayaa sidoo kale noqotay xulkii ugu horeeyay ee Carbeed ee u soo baxa koobka adduunka dumarka.
toddobaatan boos ayaa u dhexeeya Moro oko iyo Jarmalka ee kala saarista FIFA, xulka qaranka jarmalka ayaa ku jira kaalinta labaad ee aduunka.
Ciyaarta Isniinta ka dib, Morocco ayaa wajihi doonta kooxda qaranka ee Koonfur Kuuriya Ax adda oo ku began 30ka bishan Luulyo ka hor kulanka ugu dambeeya ee qaybta H oo ay la ciyaarayaan xulka qaranka Colombia Khamiista oo ku began saddexda bisha inagusoo aaddan ee Agoosto.
XIGASHO:-BBC
WAR HOR LEH OO KA SOO KORDHAY WIILKII YARAA EE XUBINTA TARANKA LAGA JARAY
Wiilka Yar Ayaa Maray Ilaa Saddex Qaliin Si Loo Dabiibo
XIGASHADA SAWIRKA,QOYSKA DHALAY WIILKA
Qoraalka sawirka,
Wiilka yar ayaa maray ilaa saddex qaliin si loo dabiibo11 Maajo 2023
Waa la cusbooneysiiyay 3 Saacadood ka hor
Waxaa dhawaan la xukumay nin ku eedaysnaa in uu xubinka taranka wiil yar kaga jaray deg mada Danood ee gobolka Doolo ee dawlad deegaanka Soomaalida bishii May.Ninkan oo tan iyo marka uu falka geystay ku jiray gacanta bo oliska ayey maxkamad ku taal magaalada War dheer bishii Juun ku xukuntay 15 sano oo xarig ah kadib markii lagu helay dembigii uu ku eed aysnaa.
Balse aabaha dhalay wiilka yar ee dhibaat adu gaartay, Maxamed Cabdullaahi Xaydh oo BBC la hadlay ayaa ka warramay dareenkiisa maxkamadda iyo xaaladda wiilkiisa ee hadda.
Aabbahan oo aan weydiinnay dareekiinsa ku aaddan xukunka ay maxkamaddu ku riday qo fka wiilkiisa dhibaatada u geystay ayaa shee gay in uusan ku qanacsanayn xukunka. ''kuma qanacsani xukunka ninkan lagu riday'' ayuu yiri Maxamed.
"Waxaan ku idhi anigu ma aqbalin mana yee layo ee haddi ay cadaaladi jirtu ninkaa xabsi daa'in hala iig xukumo," ayuu yiri Maxamed Cabdullaahi Xaydh, aabaha dhalay wiilka laga gooyaya xubinka taranka. "Waxaa la igu yiri hawshani waa hawl dawl adeed, adiga way kaa madax bannaan tahay, dawladdaa xaqeeda ka oofsanaysa," ayuu yiri Maxamed oo ka warramaya jawaabta uu ka helay maxkamadda ka dib markii uu gudbiyey cabashadiisa ku aaddan xukunka
Ninkan dhibka geystay oo magaciisa iyo tilm aamihiisa gaarka ahba la qariyay ayaa la qabtay kadib markii uu weeraray wiil yar, kaas oo si xoog ah xubinta taranka uu uga gooyay. Falkan ayaa ka dhacay degmada Danood ee gobolka Doolo.
Wuxuu Maxamed BBC-da u sheegay in ninka dhibka geystay uu guriga yimid xilli isaga iyo xaaskiisuba ka maqnaayeen guriga sidaasna uu cidlo uga helay wiilka yar.
Dhanka kale aabe Maxamed cabdullaahi ayaa ka warramaya xaaladda wiilkiisa ee hadda, ''Wiilkeyga hadda xaaladiisa way wanaagsan ta hay ilaa seddex qalliin ayuuna maray," ayuu yiri Maxamed Cabdullahi.
Wiilka oo isbitaalka yaalla
XIGASHADA SAWIRKA,QOYSKA WIILKA DHIBAATADU GAARTAY
"Guriga oo cidlo ah, oo aan aniga iyo wiilka hooyadii maqannahay ayuu qofkaas guriga yim id. Gabar yar oo 5 jir ah oo wiilka u qubaynaysay ayuu weydiiyey in aan joogo, markii ay u sheegtay in aan maqanahayna middi afweyn ayuu cunugga oo loo qubaynayey kaga jaray xiniinyaha" ayuu yiri Maxamed Cabdulaahi Xaydh. "Mar labaad ayuu middida ka geliyey kellida. Xiidmihii iyo calooshii ayaa isa soo shubay. Anigu suuqa ayaan ka soo maqlay qaylo ka baxaysa guriga iyo dumar barooranaya" ayuu xilikgaasi sii raaciyey.
Ninka weerarka gaystay oo iminka la xuku may ayaa wiilka ka weeraray xiniinyaha iyo kelli da.Qof la tuhmay oo laga soo xiray tuulada Laandheer ayaa lagu hayay saldhiga booliska ee degmada Danood. Boolisku saldhiga Dano od ee koonfur berri ka xiga ayaa xiligaas she egay in wareysiyo iyo baaritaano hordhac ah oo la la yeeshay eedeysanaha in uu qirtay in uu geystay weerarka lagu waxyeeleeyay ilmaha yar.
Aabaha wiilka
XIGASHADA SAWIRKA,QOYSKA WIILKA DHIBAATU GAARTAY
Saraakiil boolis iyo dad si dhow ula socda kiiska ayaa xiligaas BBC u sheegay in qofka la xiray uu sheegay in uu wiilka yar u weeraray si uu uga aarg uto dhaawac hore oo wiilka aabehii u geystay ninka hadda wax dhaawacay. Xogtu waxay intaa ku dartay in aabeha wiilka dhaawaca ah uu horey xaniinyaha uga laaday ninka weerarka geystay, taas oo ninku sheegay in ay saameysay tarankiisa. Booliska degmada ma leh awood iyo farsamo lagu hubiyo fayoobida maskaxda ee dadka falalka noocan ah loo xiro.Maxamed Cabdullaahi Xaydh wuxuu horay dalabaday in ninkaas ciqaab sharciga waafaqs an la mariyo.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA LUULYO 2023-KA
..