Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo Qaliin halis ah lagu sameeynayo

0
Sunday July 23, 2023 - 10:36:19 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo Qaliin halis ah lagu sameeynayo

    Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in lagu rakibay qalabka wadnaha. Hadal muuqaal ah oo uu soo saaray, Mr Netanyahu wuxuu u sheegay Israa'iiliyiinta inuu la kulmay wadne xanuun usbuucii la soo dhaafay, ha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in lagu rakibay qalabka wadnaha. Hadal muuqaal ah oo uu soo saaray, Mr Netanyahu wuxuu u sheegay Israa'iiliyiinta inuu la kulmay wadne xanuun usbuucii la soo dhaafay, hadalkaasi kadib ayaa la go'aamiyay in reysal wasaaraha la geliyo qalliin dhanka wadnaha ah. Wasiirka cadaalada Yariv Levin ayaa noqon doona ku simaha ra'iisul wasaaraha inta Mr Netanyahu uu ku jiro qaliinka Waxa uu filayaa in laga saaro cisbitaalka isniinta si uu ugu codeeyo isbedelada garsoorka ee muranka dhaliyay. Qalliinka ayaa loo qorsheeyay inuu ka dhaco Isbitaalka Tel Hashomer, ayaa lagu yiri bayaanka. Ra'iisul wasaaraha ayaa la suuxin doonaa inta lagu jiro qaliinka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip