HALKAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 17-KA LUULYO 2023-KA

0
Monday July 17, 2023 - 08:09:00 in Wararka by
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 17-KA LUULYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Shalay kormeeray Xafiisyada guddiy ada Golaha shacabka

’Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar la maanka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maal iya Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Ma doo be) ayaa Shalay kormeer shaqo ku tagay xafiis yada guddiyada ee Go laha Shacabka BJFS.

Guddoomiyaha ayaa u kuur galay sha qada ka socota guddiyada, kuwaas oo ku howlan kor-joogteynta hay’adaha dowladda iyo sida ay u socdaan kulamada guddiyada. Waxaana uu Guddoomiyuhu ku dhiirageliyay xildhibaannada in ay ilaaliyaan joogitaanka kulamada.

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa boggaadiyay guddiyadda shaqooyin ka baaxad da leh, la xisaabtanka iyo korjoogteynta hay’ad aha dowladda. Gudd iyadda Shalay sida gaar ah u kormeeray waxaa ka mid ah Guddiga Arr imaha Bulsh ada, Guddiga Gaadiidka, Tamarta iyo Garoomada Diyaaradaha, Guddiga Amni ga iyo Arrimaha Gudaha iyo Guddiga Difaaca.

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulsha da Ee Golaha Shacabka Oo Su’aalo Weydiiyay Wasiirka Waxbarashada

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS 11aad iyo Wasaara dda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS ayaa Shalay kulan ku yeeshay xarunta Gu ddoonka iyo Guddiy ada ee Villa Hargeysa.

Kulanka waxaa shir Gu doominaysay Gudoom iya ha Guddiga Horumari nta Adeegga Bulsh ada ee Go laha Shacabka BJFS 11 aad Xil.Nadra Saalax Cabdi oo uu wehlina yay Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Mukhtaar Axmed Xasan Saajid iyo Xubnaha Xildhibaan ada Guddiga.

Ajendaha kulan ayaa ahaa la-xisaabtanka iyo Kor-joogteynta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS.

Wasiir Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS Mudane Faarax sheekh Cabduqaadir ayaa Guddiga warbixin guud ka siiyay howlaha baaxada leh ee hor-yaala Wasa aradda waxa uqab-soomay waxyaabaha ay hii gsanayaan iyo yoolkooda fog ee ay ku doonay aan inay ku Horumariyaan Adeegyada Waxbar ashada Dalka.

Intaa kadib Xubnaha Guddiga ayaa mid mid u Weydiiyay Wasiirka Su’aalaha la xariiray Wa xbarashada Dalka Qorsha-howleedka Wasaar adda iyo dhammaan Howlaha iyo shuruucda hor-tebinta uleh Adeegyada Waxbarashada Dalka.

Waxyaabaha kulanka Diirada lagu saaray waxaa kamid ah, Horumarinta Waxbarashada Dalka,Man-hajka Dalka Imtixaanadkii shahaad iga ahaa ee ay dhawaan Wasaaraddu qaaday halka ay wax umarayaan Macalimiintii dhawaan ku guuleystay Imtixaanadkii ay qaaday Wasaar adda ku waasoo gaarayay 3,000 Macalimiin ah.

Sidoo kale Wasiirka waxaa wax laga weydiyay.

Deeqaha Waxbarashada ee loogu deeqo Dal keena Soomaaliya Wadamada Caalamka ee aynu ka helno iyo sida ay Wasaaraddu u Maa reeyso Deeqahaasi Waxbarasho.

Dhanka kale waxaa wasiirka wax laga wey diyay tirada Iskuulada Dowladda ee ku jira Gac anta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare XFS.

Guud ahaan Mashaariic-da Hoos yima ada Wasaaradda sida loogu qoond eyay Dowlad-gobolleedka Dalka Mashaariic-da Socda Socda iyo kuwa la-filayo in dhaw aan Xariga laga Jaro.

Ayadoo uu Wasiirka ka jawaabay Dham ma an Su’aalihii ay weydiiyaan Xubnaha iyo Gudo onka Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS 11aad.

Gudoomiye Xil.Nadra ayaa aad uga Mahad celisay Wasiirka Wasaaradda Wax barashada iyo Mas’uuliyiintii la socday aya doona sheegt ay inay muhiim tahay Wada shaqeynta isla xis aabtanka iyo Kor-joogte ynta ka Guddi ahaana ay wax badan ka qaban doonaan Adeegyada Aas-aasiga iyo Dardar gelinta iyo Ansixinta Shu ruucda Horutebinta uleh Wasaaradda Waxbar ash ada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Madaxweynaha Galmudug oo shir gudd oomiyay shirka amniga Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galm udug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka amniga kaasoo looga hadlay xaaadda guud amniga Dowladda Galmudug, amniga caa simadda iyo dardargelinta wajiga labaad ee da gaalka ka dhanka ah cadawga argagax isada.

Shirka oo ay ka so qeybgaleen xubno ka tir san golaha wasiiradda Galmudug, saraakiisha Ciidanka iyo maamulka caasimada ayaa looga hadlay sidii loo dardargalin lahaa dagaaalka ka dhanka kooxda khawaarijta iyo xoojinta amniga guud ee caasimada & deegaanada Galmudug.

Hey’adda Tayo-dhowrka Qaranka oo heshiis la gashay Shirkadda Bureau Veritas

War qoraal ah oo ka soo baxay Maam ulka Hay’adda Tayo-Dhowrka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Hay’addu ay heshiis la gashay Shir kadda Caalamiga ah ee Bureau Veritas, si loo hubiyo tayada Badee cadaha imaanaya Sooma aliya. Bayaanka ka soo baxay Hay’adda Tayo -dhawrka Soomaaliya ayaa lagu yiri "Hay’ad da Tayo-dhawrka Soomaaliyeed, iyadoo gud ana ysa mas’uuliyadda ka saaran hub inta tay adda badeecadaha soo gala dalka iyo dho wrista bed qabka dadwaynaha Soo maaliyeed iyo bii’ada ay ku nool yihiin isla markaana hirg elinaysa go’ aankii Madax weynaha oo ahaa ‘’in dalkan uu san marn aba noqon doonin qashin-qub la kee no badeecad aha dhacay iyo kuwa tayado oda ay hoosayso’’ayaa waxaa ay hesh iis tayadda lagu hubinayo la gashay Shirka dda Caalamida ah ee Bureau Veritas (BV).

Shirkadda Caalamida ah ee Bureau Veritas (BV), oo ah shirkad caalami ah kana shaqaysa wadamo badan ayaa heshii ska ay la gashay Hey’adda Tayo-dha wrka, waxaa uu dhaqangal noqonayaa 15/07/2023.

Warka qoraalka ah ee ka soo baxay hey’ad da ayaa lagu sheegay in 22-ka bishaan ay qa ban doonaan Barnaamij weyn oo lagu soo ban dhigi doono heshiisk aan iyo Barnaamijyo kale oo muhiim ah. Waxaana ka soo qeyb gala ya mas’uuliyiin kala duwan oo katirsan dowla dda, Ganac satada Soomaaliyeed, Urar ada Bulsh ada Rayidka ah iyo daneeyaasha caalamka.

D/Soomaaliya oo sheegtay inay burburisay kaydkii Alshabaab ee waxyaaba ha qarxa ee G/Galagduud

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka, ay aa howlgallo ka dhan ah Alshabaab ka wada tu ulo oyinka u dhexeeya degmada Gal-cad iyo de ga anka Bud-bud ee gobolka Gal-guduud.

Saraakiil katirsan ciidanka Dowladda oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay inay khasaare weyn gaarsiiyeen kooxda Alshab aab.

Howlgalka laga fuliyay gobolka Galgad uud waxaa la sheegay in lagu burburiyay godad Al shabaab ay ku kaydsan jireen sunta iyo ala ad aha kale ee ay ka sameey aan walxaha qarxa.

Dowladdu waxay sheegtay in how lgalka la gu dilay dagaalamayaal badan oo katirsan Alsh abaab iyo horjoogayaal.

Howlgalkii ugu dambeeyay ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Gariya ale, halkaas oo lagu khaarijiyay 18 xubno od oo Shabaab ah.

Warbaahinta Dowladda ayaa barteeda teleg raamka faafisay sawirrada maydadka Alsha baab.

Taliyaha Guutada 16-aad Ciidanka kumaa ndooska Danab XDS G/Dhexe Axmed Cabdul laahi Nuur Beeryare, ayaa sheegay in dowlad du ay sii wadayso howlgalkan illaa laga ciribtir ayo Shabaabka ku dhuumaalaysanaya deega anada hoos yimaada degmada Galcad.

Galcad ayaa kamid ah degaanadii laga xore eyay Alshabaab, horraantii sanadkan, inkastoo Shabaabku ka geysteen mid kamid ah weera radii ugu khasaaraha badnaa oo uu ku geeriyo oday taliye ku xigeenkii ciidanka Danab, Xasan Tuure.

Dhul gariir ka dhacay qaybo kamid ah dalka Mareykanka

Dhulgariir lagu qiyaasay 7.4 Richter Scale ayaa ku dhuftay xeebaha gobolka Alaska ee dalka Mareykanka, iyadoo laga digayo sun aami.

Cabirka dhul gariirku wa xa uu ahaa 7.4. Dhul-gari irkan ayaa waxa xigay wa xaana xigay dhulgariirro yar-yar.

Digniin sunaami ah ayaa la soo saaray inta badan Jasiiradda Alaska.

Kooxda Xasan Sheekh oo ku mari la’ dagaal ka dhan ah madax goboleedyada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu mari la’yahay dagaal ka dhanka ah madaxda maamull ada, oo ay qabaan qaar ka mid ah kooxdiisa.

Markii dib loo doortay mad axweyne Xasan Sheekh, waxaa la filayay inuu bixin doono ragga gobollada xukuma oo ay qa ar xoog ku sameysay dowladdii hore ee mada xweyne Farmaajo.

Laakiin taasi ma dhicin. Waxaa jira xubno kamid ah kooxda madaxweyne Xasan Sheekh oo damac xooggan kaga jiro hoggaanka Gal mudug, HirShabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jub baland.

Waxaa la xaqiijiyay inay marar badan isku da yeen inay madaxweynaha ku riixaan inuu dag aal la galo ragga hoggaamiya Galmudug, Hir Shabeelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, laa kiin taas weli waa la marsiin la’yahay madax weynaha.

Shirkii dhawaan kusoo idlaaday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ee u dhax eeyay madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubn aha mucaaradka ayaa markale daaha ka qaa day in uusan madaxweynaha rabin in maamul lada laga jajabiyo.

Inkasta oo xubno mucaaradka kamid ah ay dusiyeen war-murtiyeed qabyo ah oo ay ku mu ujiyeen inay xooga ogolaansho ah heshay diid madooda muddo kororsiga maamullada, hadd ana Villa Somalia waa ka gaabsatay in mucaa radka ku raacdo war-murtiyeedkaas.

maamulka HirShabeelle ka gadooday

Dhamaan qeybaha warbaahinta ee dowladda Soomaaliya laguma faafin qoraalkaas. Madaxw eynuhu meel adag ayuu ka istaagay sida ay rabeen siyaasiyiinta mucaaradka in loo wajaho maamul-goboleedyada.

Sababta ayaa ah waxa ugu badan ee ay dadku is-weydiinayaan, maadaama ragga maa mullada xukuma ay wax taageero ah u fidin Xasan Sheekh markii uu musharaxa ahaa.

Illo ku dhow-dhow madaxweynaha Soomaal iya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga soo xi ganaya in sababta madaxweynaha u diiday in maamullada la colaadiyo ay la xiriirto dagaalka ka dhanka kooxda Al-Shabaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhawaan wuxuu u wareegi doona Galmudug, halkaas oo uu fadhi ka sameysan doono waqti aan la xad idin, si uu halkaasi uga hoggaamiyo dagaa lka, kadibna waxaa u xigi doonta Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

Xasan Sheekh waxa uu rabaa in madaxda maamullada ay kala qeyb qaataan dagaalka, oo ay daacad ka noqdaan shaqadaas. Si uu u helo kalsoonidooda iyo daacadnimadooda dag aalka ayaa sabab u ah in uusan isagu la galin dagaal siyaasadeed, sidoo kalena uu ka celiyo xubnaha kooxdiisa ee raba in la bixiyo mada xda maamullada.

La-dagaalanka Al-Shabaab wuxuu madax weyne Xasan Sheekh u yahay hadafka 1aad, waa macquul inay jirto tabar yari ama farsamo xumo, laakiin waxa ugu weyn ee marwalba la ga soo tabiyo madaxweyne Xasan Sheekh waa ka go’naashihiisa dagaalka Al-Shabaab. Si wal ba oo taas looga dhabeyn karo oo ay ku jirto in aan madaxda maamullada la colaad san ayuu u dhaqaaqay Xasan Sheekh, sida laga soo xig anayo xubnaha isaga ku dhow-dhow.

Xigasho:-Casimadda.net

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaa dir oo bilowday dhegaysiga dacwadda kallu umaysato ajaanib ah

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Shalay oo axad ah u fariisatay dacwad ka dhan ah 36 Eedeysane oo ajaanib ah, kuwaa soo horay ay u xukuntay Maxkamadda daraj ada koowaad ee gobolka Banaadir.

Eedeysanayaasha ayaa racfaan ka qaatay xuk unk ooda, taasoo keentay in mar kale Shalay la dhageysto dacwadooda.

Kalluumeysatadan oo u kala dhashay dalalka Iran iyo Pakistan ayaa laga soo qabtay xeeba ha degmada Hobyo ee gobolka Mudug, xilli ay kalluumeysi sharci darro ah ka wadeen xeeb aha Soomaaliya.

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Ban aadir, Saalax Cali Maxamuud,

ayaa shaaca ka qaaday in saddex jeer oo da cw adooda la dhageystay, ay Maxkamad da Go bolka soo saartay xukun, iyadoo qofkiiba lagu soo rogay ganaax lacageed oo dhan $11,000. Intaa waxaa dheer, max kamaddu waxay ku amartay inay dowladda Soomaaliya siiyaan $30 ,000 oo dheeraad ah, oo ah magdhowga kallu unkii ay sida sharci-darrada ah uga gurteen bi yaha Sooamaliya.

Go’aanka maxkamada ayaa xooga saar aya sida ay dowladda Soomaaliya uga go’an ta hay ilaalinta kheyraadka badda iyo la dagaalan ka kaluumeysiga sharci darra da ah. Iyadoo la la xisaabtamayo kalluumay satada ajnabiga ah.

Laga soo bilaabo Jannaayo 2023, cadd ay mo ay aruurisay Wasaaradda Kalluumey siga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ayaa muujinaya maraakiib badan oo kalluumeysi oo ajnabi ah oo si sharci darro ah uga shaqeynaya Aagga Dhaqaalaha Gaarka ah ee Soomaaliya (EEZ).

Laammaha Amniga puntland oo gacanta ku dhigay Nin Dil geystay

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo ku guulaystay soo qabashada Gacanku dhiigle Cabdifitaax Cali Warsame raadin iyo baaritaan farbadan dadaal dheer kadib, sida lagu shee gay War kasoo baxay Maamulka Gobolka Mud ug ee Puhtland.

Cabdifitaax Cali Warsa me ayaa ku eedeysan in uu Nin ku dilay Mayle oo ka tirsan degmada jiriiban ee Gobolka Mudug taarii khdu markay ahayd 20/06/2023 ku dilay.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Feysal Khaliif oo uu weheliyay Taliyaha saldh iga galbeed Ee Galay Samatar Cabdulaahi Aad an ayaa goobjoog ka ahaa Goob lagu soo ban dhigayay Ninka dilka geystay.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa u mahad celiayay ciidan iyo maamulba Hogaaminta Gob olka Doollo Gaar ahaan liyuu booliska iyo Maa mulaka Gobolka iyo Dagmada wardheer

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo qaa bil ay wakiilka hay’adda UNICEF ee Somaliya Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Md; Cab dinaasir Ibraahim Guuleed ayaa Shalay xafiiskii ku qaabilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soo maaliya Marwo Wafaa Elfadil Saeed iyo xubno kale oo la socday. Xoghayaha oo ugu horrayn Marwo Wafaa ka dhagaystay warbixin gu ud oo ku saabsan howl aha hay’addu ka qabato Dalka gaar ahaan xaalad aha bani’aadannima da, ayaa sidoo kale ka wa da hadlay xoojinta wada-shaqeynta, badbaadin ta caruurta ee goo baha dagaalada, sare u qaa dista Waxbarasha da iyo dardargelinta taa geera da hay’adda UNI CEF siiyaan Somaliya. Kulanka waxaa sidoo kale goobjoog ahaa xoghaye ku xigeenka Aqal ka Sare Mudane Cab dullaahi Xaaji Geedi.

Ciidamada dowladda oo dilay 20 dhagar qabe oo ka tirsan khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soo maliyeed ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay sameeyeen waxay cagta ku mariyeen go obo ay gabaad ka dhiganayeen kooxda khawa ariijta oo ku yaala dhulka howdka ah ee hoos yi mada deegaanka budbud ee gobolka Galg aduud.

Howlgalkan ayaa waxaa hoga aminayay taliyaha guut ada16-aad ee kumaando oska dan ab G/Dhexe Axm ed Cab dullahi Nuur Beeryare, Ciidamada ayaa intii ho wlgalku socday kalkaasi ku dilay in ka badan 20 dhagarqabe oo kati rsanayaa naf lacaariga khawaarijta, iyaga oo ka ka saaray dhulka ho wdka ah ee hoos yimaa da deegaan ka budbud oo ay ku dhuumaaley sanayeen.

Taliyaha ayaa sheegay iney sii wadi do ona an baacsiga kooxadaan khawaariijta ee alsha bab oo ku haray meel yar oo howd ah.

Nin gowracay wiil uu Abti u ahaa dhaawac na u geystay walaashiis

Nin ku hubeysan tooreey ayaa fal isugu jir ay dil iyo dhaawac ka geystay gudaha xerada Qaxootiga Xagardheer oo ka tirsan xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, waxaana falkaas oo ahaa mid naxdin leh kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah.

Ninka oo watay mindi ayaa marka hore la sheegay inuu gowracay wiil yar oo da’diisa lagu tilmaamay hal sanno jir ah oo uu tooreey qeyba ha sare ee uga dhuftay, isla markaana waxaa halkaas ku geeriyooday durbadii wiilkii yaraa.

Sidoo kale ninka ayaa toorey iyo masaar ku dhuftay haweeney wala ashiis aheyd oo dha shay canuga yar ee uu marka hore dilay, wa xa ana goobta laga qaaday haweeneyda oo dhaaw ac halis ah uu soo gaa ray, iya doona la geeyay isbitaal.

Qaar kamid ah dad goobjoogayaal ah oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in ninka falkan arxan-darrada ah ku dhaqa aqay oo lagu magacaabo Cabduqaadir Cabdullaahi, uu isti cmaali jiray waxya abaha maanka dooriya. Illaa iyo hadda ma cadda sababta falkan ka dhacay xerada Qaxootiga Xagardheer ka dam beysay, hase ahaatee ninka falkan geystay oo baxsaday ayaa la sheegay inuu aad u istic ma

ali jiray Maandoriyaha noocyadiisa kala duwan.

Dr. Cabdinuur oo go’aan yaab leh shaaciyey kadib kulan uu la qaatay Xasan Sheekh

Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, sidoo kalena ka mid ahaa siyaasiyiintii uu dhawaan shirka isugu yeeray Madaxweyne Xas an Sheekh ayaa laga wareystay khilaafka maamul ee ka jira gobolka Hiiraan.

Dr. Cabdinuur oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa taageero weyn u muujiyey guddoomiyihii xi lka laga qaaday ee gobolka Hii raan Cali Jeyte, isagoo aad u dha liilay go’aankii uu xilka uga qaaday Madaxweyne Cali Guudlaawe.

Dr. Cabdinuur ayaa sheegay in dadka reer Hiiraan ay wax ka maqlaan welina ku xiran yihiin go’aanada Cali Jeyte, isagoo cadeeyey in guddoomiyaha gobo lkaas uu u yaqaano Cali Jeyte.

Wuxuu ku dooday inuu tix-gelinayo rabitaanka dadka reer Hiiraan iyo waaqica jira, taas oo tall aabadii uu Cali Guudlaawe xilka uga qaaday Cali Jeyte ka dhigeysa gardarro, sida uu hadalka u dhi gay Dr. Cabdinuur.

Sidoo kale digtoorka ayaa wareysigaan uu siiyey Universal TV wuxuu ku sheegay in Cali Jeyte uu mudnaa abaal-marin iyo qadarin dheeraad ah, markii la eego sida uu dagaalka Al-Shabaab ugu jiheeyey dadkiisa.

"Xilku waa meerto waana la iska qaadaa, laakiin Cali Jeyte waa halyey umadaan u soo baxay, wuxuu mudnaa in lagu abaal-mariyo, horayna waan u she egay cadaalad maaha in qof aad shaqo u dirsatay, isagoo ku sii maqan inaad xilka ka qaado,” ayuu yiri Cabdinuur Sheekh Maxamed.

Sidoo kale musharax hore Cabdinuur, wuxuu she egay in reer Hiiraan afkooda uu ku hadlo Cali Jeyte, "Cabsi kama qabo in reer Hiiraan ay ku dagaalamay aan Beledweyne cabsi kama qabo taas oo reer Hii raan ma diriraan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Sidoo kale wuxuu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh ay kala hadleen khilaafkaan, isla markaana uu qado dadaalo si hoose u socda oo lagu soo afj arayo khilaafkaan.

"Wax kasta oo reer Hiiraan ay rabaan ayaan qab naa in la sameeyo, HirShabeelle dacwooy inka laga tirsanayo iyo qaabka ay u dhisan tahay waxaan kala hadlay madaxweynaha dalka, waxaana soo jeediyey in guddi gaar ah loo xil-saaro,” ayuu yiri.

Xigasho:-Casimadda.net

Dad farabadan oo ku le’day dhul go’ ka dha cay Kuuriyada Koonfureed

Samatabbixiyeyaasha Kuuriyada Koonf ureed oo ka shaqaynayay sidii ay u gaari lahaayeen baabuur ku go’doonsan godad da adku qaaday, ayaa soo saaray ugu yar aan lix mayd ah.

Roobab dabaylo wa ta ayaa sababay daad ad, dhul go’ iyo koro nto la’aan dalka intiisa badan.

Ugu yaraan 26 qof oo kale, ayaa la og yahay inay ku dhinteen daadadkani, halka toban kal ena la la’yahay.

Ma cadda inta qof ee weli ku xayiran tunnel-ka dhererkiisu dhan yahay 685 mitir, balse 15 baabuur ayaa loo malaynayaa inay qarqiyeen.

Saraakiisha ayaa sheegay in tunnel-ka Os ong – oo u dhow magaalada Cheongju ee barta maha Waq ooyiga Chungcheong – uu ku soo rogmaday daadad xooggan.

Waxa si degdeg ah u bax saday darawa liin ta iyo rakaabka saarnaa baabuurtii uu saaeey ey daadad ka, ka dib markii webi u dhow uu qa rarka jabsaday.

Subaxnimadii Axadda, shan mayd ah, ayaa laga soo saaray gudaha bas. Taasi waxay da ba socotay markii la helay hal mayd oo kale, iy adoo sagaal qof ay ka badbaadeen dhacdadii Sabtidii

W/Cafimaadka JFS oo shaacisay tall aabooyin la gu xoojinayo nidaaminta dawoo yinka iyo horu marinta caafimaadka

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay qaadayso tallaabooyin lagu nidaa minayo qeybaha kala duwan ee caafimaadka, sida dawooyinka, qalabka caafi maadka, bay Olajiga, daawo dhireedka, iyo ku wa la isku qurxiyo, kuwaas oo looga gol leeya hay in lagu xoojiyo nidaamka ca afimaadka qar anka.

Wasaaraddu waxay warkan ku sheegt ay bayaan ay soo saartay, iyadoo ift iimisay qor shaheeda ku aaddan hirgelinta diiw aan gelinta, shatiy ada oggolaansha ha, kormeerka tayada, iyo guud aha an tallaabooyinka xakam aynta marka la gaaro Jul aay 20, 2023.

"Soo dejiyaasha alaabta caafimaadka, daa woo yinka la isku qurxiyo, iyo daawo dhireedka waxaa la gula talinayaa inay la xiriiraan Xafiiska kmg ah ah ee Maamulka Dawooyinka Qaranka (NMRA) ee ho os yimaada Wasaarad da Caafi maadka iyo Adee gyada Aadanaha, si loo helo macluumaad dheeraad ah oo arrintan la xiriira," ayaa lagu yiri bayaanka.

Iyadoo xoogga la saarayo muhiimadda ay lee dahay xaqiijinta waxtarka wax-soo-saarka caaf imaadka, Wasaaraddu waxay sheegtay inay ab uurayso kals oonida bulshada ee ku aaddan tayada dawooyinka la heli karo, si kor loogu qa ado natiijooyinka guud ee daryeelka caafima adka ee dalka.

Wasaaradda ayaa sheegtay inay tallaaboo yin kaan u qaadayso, iyadoo ka ambaqaadaysa warb ixintii qiimeynta ahayd ee ku saabsanayd heerka nidaaminta dawooyinka Soomaaliya.

Madaxweyne Erdogan Oo Wax Ka Badal ay Siyaa saddii Ku Wajahnayd Reer Galbeedka

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa todobaadkan qaaday tallaabo weyn oo uu ku xoojinayo xiriirka dalkiisa uu la leeyahay re er Galbeedka.

Wuxuu badalay hannaanka siyaasadda, isagoo si degdeg ah u sameeyay qaabkii uu u xalin lahaa dhib aatada dhaqaale ee daba dheeraatay, ee ka sii dareysa ee dalkiisa uu la ildaran yahay.

Erdogan ayaa isniintii ka yaabiyay xulaf adiisa isbahe ysiga militariga ee NATO, markii uu si lama filaan ah uga tanaasulay diidmadiisa codsigii Sweden ee ahaa in ay ku biirto isbaheysiga militariga.

Saacado ka hor inta uusan imaan dalka Lithua nia, Erdogan waxa uu dhalleeceeyay Sweden inay ku guuldareysatay in ay wax ku filan ka sameyso joojinta argagixisada, waa sida uu hadalka u dhigay.

Isbadalka degdega ah ee Erdogan, ayaa waxa uu hoosta ka xariiqayaa in madaxweynaha cusub ee dib loo doortay uu mudnaanta siinayo hagaajinta xiriirka diblumaasiyadeed ee reer galbeedka, iyo in loo xaqi ijiyo soo dhoweynta maalgasha dayaasha shishee yaha ah ee Turkiga ka fogaaday sannadihii u dambe eyay dhibaa tooyinka dhaqaale.



KUMUU AHAA IBRAAHIM, CIYAAR TOYGA DOONAYAY INUU SOOMAAL IYA GUUL USOO HOYO EE KU GEERIY OODAY BADDA?

Ibraahim Mascuud cali Alle ha u naxariistee Ibraahim Mascuud Cali oo ahaa ciyaaryahan Soomaaliyeed oo u ciyaarayey kooxda Gaadii dka ee ka dhisan magaalada Muqdisho, isla markaa na isu diyaarina yey ka qaybgalka isreebre ebka tartanka koobka xirii rka Afrika (CAF), ayaa Do rraad meydkiisa laga helay xeebta magaal ada Muqdisho oo saddex maa lm ood laga baadi goo bayey. Sida uu noo sheegay Zakariye Cabdi Abshir oo ah xoghayaha guud ee naadiga Gaadiidka, ciyaart oyda kooxda ayaa xara ysnaa maaddaama ay koob caalami ah isu diyaarinayaan waxayna layli u joog een xeebta goorta ay baddu qaadeysay ciyaar toyga . Kumuu ahaa Ibraahim Mascuud Cali? Ibraahim iyo Macalinkiisa

XIGASHADA SAWIRKA,GAADIIDKA FC

Ibraahim waa 22 jir ku dhashay magaalada Muqd ishu sannadku markuu ahaa 2001. Sida aan kasoo xigannay Zakariye Cabdi oo ah xoghayaha kooxda Gaadiidka oo Ibraahim markii u dambeysay ka tirs anaa, Ibraahim wuxuu ahaa ciyaaryahan wax bartay oo dhammeeyay heerka kowaad ee jaamacadda. "si da ay qoyskiisu noo shee geen waa ciyaaryahan wax bartay, dugsi hoose dhexe illaa heer jaamacad eed, wel iba uu dhawaan ka qalin jabiyey jaamacad da,” ayuu yiri Zakariye.

Wuxuu ciyaaraha kasoo bilaabay meel hoose is aga oo kooxa kala duwan usoo ciyaa ray, sida koox aha Muqdisho ee Ge ska Afrika iyo Heegan. Ibra ahim wuxuu ku soo guuleystay tartankii maamul-gob oleedyada iyo gobolka Benaadir iyo horyaalka he erka labaad oo uu kula guuleystay kooxda Geeska Afrika.

Ibraahim wuxuu ka ciyaarayey lambar ka shana ad oo ah difaaca dhexda isaga oo kaalintan ugasoo ciyaaray kooxda Heegan isla markaana isu diyaarina yey in uu ka qayb galo tartan calami ah oo kooxdiisa cusub ay la ciyaari doonto horyaallada Afrika.

Wuxuu Zakariye ammaanay qaab ciyaar eedkiisa isaga oo sheegay in sababta ay u keensadeen tahay ciyaartiisa oo fiican. Kooxda Geeska Afrika ayuu u soo ciyaaray oo uu lasoo qaaday horyaalka heerka lab aad kadibna kooxda Heegan ayuu ku biiray ka dibna kooxda Gaadiidka ayuu ku soo biiray 4/rtii July

Guulahan wuxuu gaaray intii uu u ciyaa rayey ko oxda Geeska Afrika, "wuxuu u ciyaarayey kooxda Geeska Afrika oo had da ka dheesha horyaalka he erka labaad, markaasna waxaa macallin u ahaa maca llinka hadda jooga kooxda Gaadiidka, mar kii gobolka Benaadir uu ku guuleysa nayeyna waxaa joogay isla macallinkan Daadir Amiin, markii saddex aad ee uu mac allinkiisa kulasoo midoobey kooxda Gaad iidkana tiisaa dhammaatay oo ajashiisaa intaa ku ekayd,” ayuu yiri Zakariye.

Ibraahim oo la sawiran qaar ka mid ah kooxdiisa

XIGASHADA SAWIRKA,GAADIIDKA FC

Kooxda Gaadi idka oo sida uu BBC-da u shee gay Zakariye, wax ka yar hal bil oo kaliya uu Ibraah im la joogay, ayaa kasoo qaadatay naadiga Heegan, wuxuu Zaka riye sheegay in Ibraahim ahaa "nin deg gan oo asluub badan oo cibaado badan oo aad u fii can ayuu ahaa, sababta naadigu kosoo qaatay ay

eyna ahayd, waadna dareemi kar ta tartan culus oo heer calami ah ciyaar yahanka loosoo xushay ma aha wax fud ud,” ayuu yiri Zakariye Cabdi, xoghay aha guud ee kooxda Gaadiidka. Ibraahim ayaa koo xda Gaadiidka u ciyaaray oo kaliya kulamo saaxi ibtinimo oo ay la galeen kooxaha horyaalka Jeneraal Daa’uud oo hadda ka socda Mag aalada Muqdisho.

Kooxda Gaadiidka ayaa 18-ka bisha Agoosto u amaba baxaysa ka qayb galka tartanka isreebreebka horyaallada Afrika. Ibraahim wuxuu ka mid ahaa ciy aartoyda ay kooxda Gaadiidka oo Soomaaliya mata laysa dooneysay in ay ku wajahdo koox aha Afrika.

"Wuxuu u diyaar garoobayey safarka aan baxe yno bishan soo socota, kooxdana waa xareysneed, waxay ku xareysneed xerada farsamada ee garoon ka jaamacada ha xiriirka kubadda cagtayna ku xara ys nay,” ayuu yiri Zakariye oo ka hadlayey tart anka

ay kooxda Gaadiidka isu diyaarina ysayXIGASHO:BBC


MA BANNAAN TAHAY INAAD U GACAN QAAD DO WALAASHAA AMA HAWEEN EY QOY SKAAGA KA TIRSAN?

Haweeney wajiga ay dhibaato ka gaartay?

Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada Soomaalida aad looga hadal hayay muuqaalka haw eeney la sheegay inuu u gacan qaaday walaalkeed, oo sida la sheegay uga maaro waayay isti cmaalka barta TikTok.

Haweeneydan ayaa muuqaal ay soo duubtay soo dhigtay bart eeda Tiktok iyadoo wajigu ay kaga yaa llaan nabarro badan, waxayna ku cataabeysay in la dilay.

Kolkii danbe, ayaa haweeneydii la sheegay in wal aalkeed u gacan qaaday ay muuqaal jawaab ah soo dirtay, iyadoo sheegtay in aanu u gacan qaadin wal aalkeed, balse bararka wajigeed ka muuqda uu yah ay jirro si kale iyada u heysata.

Sheekadan dhab iyo dhalanteed, tii ay ahaataba, ma gar baa in haweenka loo gacan qaado, haddii ay ku kacaan fal ka careysiiya xubnaha qoyskeeda?

Waxaan la hadalnay Sheekh Cabdul Xayi Sheekh Aadan, bal inuu bayaaniyo waxa shareecada Islaam ku ay ka qabto arrinta ah in loo gacan qaado hawe enka.

Ma mamnuuc baa in dhangad lagu dhufto haweenka?

Haweeney is difaacaysa XIGASHADA SAWIRKA, GETTY IMAGES Sheekh Cabdul Xayi Sheekh Aad an, ayaa sheegay marka koowaad Isl aamku uu ragga mas’uul uga dhigay qoyskooda.

Wuxuu intaa ku daray Sheekh Cab dul Xayi, in mas’uuliyadda ragga du sha loo saarey, laga doon ayo in ay iyagu kasoo dhalaalaan. "Dhammaantiin waxaa tihiin dad wax loo diray, waana la i idin weeydiinayaa, wixii la idiin diray,” ay uu yiri Sheekh Cabdul Xayi.

Sheekha, oo hadalkiisa sii wata, isagoo soo xig anaya xadiith laga wariyey Nabi Muxammad "NNKH” ayuu mar kale ku nuux nuux saday doorka ragga.

"Ruuxa ragga ah, waxa uu mas’uul ka yahay qo yskiisa, waana la weeydiinayaa. Ragga hadba m aq aam ayey u joogtaa gabadha. Mar waa aabaheed, marna waa saygeeda, marna waa wiilkeeda,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Sheekha CabdulXayi ayaa shee gay in diinta Isla amku haweenka ay ilaali say, oo ay ku tilShalayy in ey yihiin sha raf dhawr san, oo lama taabtaan ah.

Sheekha, ayaa tilmaamay in la oggol yahay in marka hore la waaniyo haweeneyda, oo ay ku jirto asluub iyo is qadarin.

Maxaa laga yeelayaa haddii ay hawe eneydu ku kacdo fal aan fiicneyn?

Iska caabinta xad gudubka

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Sheekh Cabdulxayi ayaa tilmaamay in shareecada Islaamka ay ilaaliso waxyaabo badan, gaar ahaan wuxuu carrabka ku dhuftay sha rafka ruuxa Islaamka.

"Diinta Islaamka shanta arri mood ee ay usoo dagtay waxaa kamid ah ee "Maqa asidul Shar eeca” loo yaqaano cirdhiga ama sharafka qofka oo la ilaaliyo” ayuu mar kale shee gay. Sheekha, ayaa dhanka kale sheegay in haddii ay dhacdo in sharafkii ama xishood kii ay ku xad gud ubto haweeneyda, loo oggol yahay inuu tallaabo qa ado ruuxii kale ee rag ah ee ka mas’uulka ahaa.

"Cirdiga gabadhaada, ama walaashaa haddii aa nay ku socon anshixii, qofka ka mas’uulka ah inuu ka celiyo ayaa loo oggol yahay,” ayuu yiri Sh Cabdul Xayi.Siyaabaha loo celinayo haweenka, ayaa shiikhu wuxuu sheegay in marka la suulinayo dhaqan xumi da, uu nidaam u jideeyey Islaamku.

Cabdul Xayi, ayaa sheegay in Nabi Muxammad NNKH, uu mamnuucay kana digay in wajiga haween ka wax laga gaarsi iyo, isagoo lagama maarmaan ku tilmaam ay in nidaamka tarbiyadda Islaamka si hag aagsan loo raaco. Sheekha, ayaa tilmaamay in mararka qaarkood dadka mas’uuliyiinta ay talax tag aan, isagoo soo qa atay maah maahdii aha yd "Waayeel xanuunsaday, xil ma kaso”, oo uu ula jeedo marka ruuxa mas’uulka ah uu caradiisa xakameyn waayo, inuu mar kaa uu imanayo xad gudub. .XIGASHO:-BBC


JENERAALKA SOOMAALIGA AH EE KENYA KA BADBAADIYAY AFGAMBIGII 1982 OO BILAD SHARAF LA GUDDOONSIIYAY

Bashiir Maxamed Caato BBC Somali, Nairobi Waa la cusbooneysiiyay 7 Saacadood ka horPPS XIGASHADA SAW IRKA,PPS Qoraalka sawirka, Jeneraal Maxamuud- ninkii ba dbaadiyay madaxtinimadii mad axweyne Moi Xafiiska maamu ska ee halyeeyada milat ariga Kenya ayaa maamusay Jana raal Maxamuud Maxamed Barrow ee ee haw lgabka noqday.

Taliyahii guud ee ciidamada Kenya, Maxamuud Maxamed Barrow ee hawlgab ka noqday ayay saaxii bbadiis shaqo wada agga ahaayeen u hibeeyeen bilad Sharaf loogu maamuusayo "shaqadii hufnayd ee uu ka soo qabtay ciidanka waxaana loo aq oons aday halyeey."

Waxaa si weyn loogu xusuustaa afga mbigii dhici soobay ee 1982-kii ee ka dhan ka ahaa madaxwey nihii geeriyooday ee Moi. Barrow ayaa soo noqday sarkaalka u gu sarreeya ciidamada Kenya intii u dhaxa ysay 1986-1996.

Inkastoo Maamulkii Moi uu gacan bir ah ku qabtay Kenya, haddana waxaa jiray rag ka tirsanaa mil ateriga oo isku dayay inay xi lka ka turaan.

Saraakiil ka tirsanaa ciidammada cirka ee milateriga ayaa sanandkii 1982 samee yay isku day afgambi oo markii dambe fa shilmay, kadib markii uu soo farageliyay Jeneraal Maxamuud oo ah nin Soom aali ah oo ka tirsanaa milateriga, kana soo jee da gobolka waqooyi bari ee Kenya.

Jeneraal Maxamuud oo ahaa taliye ku xigeenka ciidamada lugta ayaase sabab u nqoday in Moi uu dalka Kenya maamulo 24 sano, kana badbaado qeyb ahaan isku day afgembi oo ay dhici kartay in ay noolashi isa galaafato.

Jeneraal Maxamuud- ninkii badbaadiyay madaxt inimadii madaxweyne Moi

XIGASHADA SAWIRKA,ADEN DUCAALE

Qoraalka sawirka, Jeneraal Maxamuud

Markii uu afgembiga dhacay, madaxwe yne Moi waxaa uu ku sugnaa beer uu ku lahaa deeg aanka Kaparnet oo uu Moi ka soo jeeda. Jeneraal Maxamuud ayaa ma rkiiba waxaa uu tegay beertii uu ku sugnaa Madaxweyne Moi, waxaana uu ka dalb aday in uu u fasaxo sidii uu uga hortagi lah aa afgembiga.

Dadkii usoo joogay xilligaas waxay sheg een in Je neraalka oo wata askar lagu qiy aasay 40 uu cagta mariyay askartii isku da yaysay afgembiga, waxaana uu markale xukunka kus oo celiyay madaxweyne Moi.

"Markii Moi xilka laga tuuray oo afgemb iga uu dhacayay wuxuu ku sugnaa beert iisa, aad ayuu u khalkhalay, talana way ku ciirtay,balse markiiba wax aa usoo gurma day oo arrinta soo farageliyay Jene raal Ma xamuud o ciidankii cirka ee arrinta ka dam beeyay fashiliyay", sidaas waxaa BBC-da u sheegay Faarax Macallin oo xildhibaan ahaa xilligii madaxw eyne Moi.

Faarax Macallin ayaa waxaa kale oo uu sheegay in wixii markaas ka dambeeyay Jeneraal Maxamuud madax looga dhigay ciidanka cirka, si uu dib u hab eyn ugu sam eeyo, waxaana uu madax ka ahaa afar sano. Faarax Macallin ayaa sidoo kale shee gay in Jeneraal Maxamuud uu markiiba la ayay ciidanka afgembiga sameeyay, wuxu una idaacadda Qaranka ee VOK la oran jiray ku amray in weriyihii joogay uu dadka u sheego in afgembigii fashilmay, waxaana sidaas markale xukunka ula wareegay Jen eraal Maxamuud. Aden Ducaale

XIGASHADA SAWIRKA,ADEN DUCAALE

Qoraalka sawirka, Jeneraal Maxamuud hadda waa hawlgab Xilligaas waxaa taliy aha ciidamada ee Kenya ahaa Jeneraal lagu mag acaabi jiray Mulinge, balse mar kii uu afgembiga fashilmay waxaa uu mada xweyne Daniel Moi uu xilka taliyaha ciida mada sanadkii 1986 u magacaabay Jene raal Maxamuud Maxamed Barow oo hayay tan iyo sanadkii 1996.

Wixii intaa ska dambeeyay Jeneraal Maxamuud waxaa lagu tilmaami jiray in uu ahaa ninkii ugu dhawaa madaxweyne Moi ee uu aad ugu kalsoonaa.

"Wixii afgembiga ka horeeyay Soomaa lida dalka Kenya waxaa laga heystay fikir khaldan, balse afge mbigii dhacay iyo sida Jeneraal uu uga falceliyay ayaa waxbadan ka badeshay sawirka laga heystay Sooma alida, shaqooyin badan ayaa la siiyay, hey' adaha dowladda oo aan markii hore loo og goleyn ayaa madax looga dhigay, waxba danna waa loo qabtay Soomaalida Kenya oo ay kamid tahay waxba rashada", ayuu raaciyay Faarax Macallin.

Jeneraalka oo hawlgab ah ayaa haatan ku nool Magaalada Gaarisa ee dalka Ken ya, waxaana BBC-da ay isku dayday inay la xiriirto, balse nooma aysan suurtagelin in aan helno.

Cyrus jirongo oo ah xildhibaan hore, aa dna ula soo shaqeeyay xisbigii madaxwe yne Daniel Arap Moi ee Kanu ayaa BBC-da u sheegay in Jeneraal Maxamud uu ka mid yahay dadka fara kutiriska ah ee badbaadiyay Kenya, sababna uu u yahay me esha ay Kenya Shalay ay joogto.

PPS XIGASHADA SAWIRKA,PPS

Qoraalka sawirka, Jeneraal Maxamuud wuxuu si dhaw ula soo shaqeeyay Moi

Wuxuu sheegay in markii uu afgembiga dhacay Jeneraal uu ku sugnaa Magaalada Nakuru, balse saacado gudahod uu idaaca dda Qaranka kala wareegay ciidanka afgembiga sameeyay.

"Dalkii oo jahwareersan ayuu Jeneraal Maxamud waxaa uu soo kaxeeyay ma daxweyne Daniel Arap Moi, oo wuxuu hor keenay idaacadda Qaranka, wux uuna la hadashiiyay shacabka, wuxuuna uu xaqi ijiyay in Madaxweynaha uu nool yahay, dalkana uu ka taliyo, ciidankana ay isaga ka amar qaataan", ay uu yiri Cyrus jirongo.

Siyaasigan ayaa sidoo kale sheegay in qofka Soo maaliga u Shalay ka fursad wan aagsan yahay wixii ka horeeyay afgemb iga, suurtagaln ay tahay in qof Soomaali uu madaxweyne ka nqodo Kenya, maad aama sumcad wanaagsan loo hayo Soomaalida Ken ya, arrintaasina uu sabab u yahay Jeneraal Max amuud.

"Maxamuud waxaa uu badelay fikirkii qaldanaa ee laga heystay Soomaalida, waxaa uu sare u qaa day kalsoonida lagu qabo Soomaalida, waxayna ta as keentay in si dhab ah loo aqoonsado jiritaanka dad ka Somaalida ee Kenya, waana geesi bad baad iyay Kenya, waligiina la xusi doona", ayuu hadalkiisa sii raaciyay.Jeneraal Maxamuud ayaa waxaa uu lasoo shaq eeyay gumeystihii Ingiriiska sa nadkii 1953, waxaana uu xilligaas madax ka soo noqday taliyaha ciidam ada lugta ee Kenya, kadib markii Kenya ay xorni mada qaadatay. XIGASHO:-BBC


NIN SIDEED MAALIN DHEX JIIFAY ME YDKA ISAGA OO DHAAWAC AH AYAA LAGA HELAY GOOBTA DARFUR SUDAN


Qoraalka sawirka, Gaari la aaminsan yahay inuu meydad daadinayoArticle information Author,Mercy Juma & Peter Ball Role,BBC World Service

Digniin: waxaa ku jira sawirro ay dhici karto in la dhibsado

Maalim wuxuu aad uga naxay wixii uu ku arkay gobolka Darfur ee galbeedka Suudaan, ka hor inta uusan u cararin xad ka dalka deriska ah ee Chad.

"Haddii dadkii aan la soo shaqeeyay ay ogaad aan inaan ku tusay sawirradan iyo muuqaalladan, ama xitaa inaan duubay, waxaan ahay nin dhintay," ayuu igu yiri isagoo ged-gedinaya telefoonkiisa si uu ii tuso sawirro naxdin leh oo meydad ah oo daadsan magaalada El Geneina.

Waan beddelnay magiciisa sababo amni awgood.

Ka hor inta uusan dalka ka dhoofin waxa uu ka mid ahaa dad loo xil saaray in ay meydadka ka soo saaraan wadooyinka, isla markaana ay ku aasaan xabaal wadareedyo.

Sudan ayaa waxaa tan iyo bishii April ka socday dagaalo ba’an oo u dhexeeya ciidamada xoggagga deg dega ah ee loo yaqaano (RSF) iyo ciidamada dowladda, iyadoo qaar ka mid ah dagaalladii ugu xumaa ay ka dhaceen gobolka Darfur, halkaas oo RSF ay asal ahaan ka soo jeedaan.

Digniin: Warbixintan inta aad akhrineyso waxay kuu muujineysaa sawirro naxdin leh.

Sawirrada la soo bandhigay ayaa waxaa ka mu uqday tobanaan qof oo meydad ah, kuwaasi oo qaa rkood ay huwanyihiin ama ku duuduubanyihiin bust eyaal iyo dhar kale, qaarna ay barareen oo durba ay qurmeen. Maalim waxa kale oo uu na tusay sawir rada xarumaha hay’adaha gargaarka, kuwaas oo la burburiyay lana bililiqaystay.

"Waxaan dareemay cabsi, Waxaan dar eemay in ay dhinteen iyagoo ku jira xaalad cabsi iyo argagax leh. Qaar badan oo iyaga ka mid ah waxay meydad kooda jiifeen waddooyinka in kabadan toddoba ad," ayuu yiri, isagoo ay tiiraanyo iyo mur ug badani ay ka muuqato.

Waxaa laga yaabaa in muuqaalkii ugu xanuunka badnaa ee uu na tusay uu ahaa muuqaal uu duubay isagoo ku dhuuman aya meel duur ah. Muuqaalka waxa uu mu ujinayay meydad laga soo tuuray gaari xa muul ah oo xabaal wadareed lagu aasay.

"Waxaan aadnay dhanka qabuuraha ho wdka ah si aan meydadka ugu aasno, bal se ciidamada RSF-ta nooma ogolaanin, darawalkii gaariga ayey ku amr een in uu maydadka ku rido god," ayuu yiri Maalim oo intaas ku daray. in RSF ay markaasi ka dib ku amartay in aagga ay ka baxaan.

"Waxay ahayd in loo aaso si waafaqsan habka muslimiinta. Waxay ahayd inaan u duceyno. Laakiin RSF waxay ku adkaysa tay in loo tuuro sidii qashi nka."Darfur Sudan

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Qoraalka sawirka, Darfur

Suudaan: "Ma heysanno biyo iyo koronto" xilli dagaalku uu so cdoCidna ma garaneyn, meyd adka iyo reer aho oda iyo sida loo dilay intaba. Laakin qoysas badan oo magangalyo ka helay dalka chat ayaa noo she egay in RSF ay si gaar ah u beegsanayeen rag iyo wiilal dhali nyaro ah oo ku nool Galbeedka Darfur, iyaga oo xoog uga soo saaray goobihii ay ku dhu umaaleysanayeen isla markaana ay dileen.

Qoysasku waxay sheegeen in la beegs aday xubno ka tirsan dadka aan Carabta ahayn. Waxay ku sifeeyeen in lagu joojiyay jidgooyooyin ay lahaa yeen RSF oo la waydiiyay halka ay kasoo jeedaan.

BBC-da ayaa weydiisay RSF inay ka hadlaan eed eymaha loo soo jeediyay balse kama aysan jawaa bin. Balse horraantii toddobaadkan waxay beenisay eedeymo ah inay ku lug lahayd weerarro lagu bartil maameedsaday xubno ka tirsan qowm iyadda Masa lit bishii May.

Tusmada Maalim waxa ay la micno tahay tafaasi isha warbixinta Qaramada Midoobay ee la daabacay 13kii July, iya doo sheegtay in dadka deegaanka la gu qa sbay in ay daadiyaan meydadka ugu yar aan 87 qof oo qoomiyadda Masalit ah iyo kuwa kale oo la sheegay in RSF ay ku dileen xabaal wadareed ku yaalla Gal beedka Darfur.

Xogta badan ee sawirada iyo muqaal ada ah ee ku jirta taleefoonka Maalim ayaa muujineysa in la ga ystay dilka intii u dhaxe ysay 20-kii iyo 21-kii June, isla taariikhaha lagu sheegay warbixinta Q/Midoobay.

Si la mid ah sida ay warbixinta Q/Mido obay qor tay ayaa Maalim wuxuu noo she egay in meydadka lagu aasay meel bann aan oo loo yaqaan al-Turab al-Ahmar oo ku taalla galbeedka El Geneina oo ah meel u dhow saldhig boolis.

Qoraalka Qaramada Midoobay ayaa la gu she egay in dadka qaar ay u dhinteen dhaawacyo aan la daweyn. Mid ka mid ah muuqaallada Macallin, ayaa waxaa lagu dhex arkay nin nool oo ku dhex jira meyd adka. Duqsi badan ayaa dul wareegayay, bus himahana way qallalnaayeen, wayna dil-dillaacs anaayeen. Wuxuu isku dayayey in uu hadlo.

Maalim waxa uu sheegay in ninkan uu dhaawi ciisa halkaasi yallay muddo siddeed maalmood ah, oo uu soo gaaray dhaawac rasaas ah. Ninkan waxa ku dhacay garan mayno hadda.

Maalim waxa uu noo sheegay in uu mu qaallada uu u duubay sababo la xiriira in uu rabay in uu diiw aan geliyo waxa ka dha caya deegaankiisa. Laakiin waxa uu marki iba dareemay in aanay ammaan ahayn in uu magaalada sii joogo.

"Waan ka baqay sababtoo ah dhowr mar ayey raadiyeen dadka taleefanada gac anta ku sita iyagoo ka masaxaya waxa ugu jira."

Darfur SudanQoraalka sawirka,

Colaad sanooyin badan socotay ayaa weli ka taa gan darfur Qowmiyada ha Darfur, Carabta iyo Af rikada madow ee ku nool Darfur ayaa waxaa u dhexeeya colaad muddo sannado ah soo jiitamey say, iyadoo rabshadihii ugu xumaa ay dhaceen laba atan sano ka hor markii dad aan Carab ahayn ay hu bka qaateen iyagoo dowladda ku eedeeyay takoor.

RSF waxa ay ka dhalatay jabhadii caan ka ahayd ee Janjaweed, kuwaas oo si ar xan darro ah u cab buriyey kacdoonnada, halkaas oo ay ku laayeen boq ollaal kun oo qof. Kooxdan ayaa lagu eedeeyay xas uuq baahsan iyo dilal lagu tilmaamay xasuuqii ugu horeeyay ee Qarnigii 21-aad.

Dagaalka u dhexeeya RSF iyo ciidama da Suu daan, oo qarxay bishii April, ayaa u muuqda inuu dib u huriyay colaaddan. Bi shii la soo dhaafay, guddoo miyihii galbeed ka Darfur ayaa la dilay wax yar kadib mar kii uu ku eedeeyay RSF in ay xasuuq u geysa tay dadka Masalit. Maalintii Khamiista, Maxkamad da Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) oo tan iyo 2005-tii ka wadday baaritaanka dambiyada Darfur ayaa furtay baaritaan cusub oo ku saabsan dambiyo dagaal oo ka dhacay Suudaan.

Dacwad oogaha maxkamadda, Karim Khan, ayaa u sheegay golaha ammaanka ee Q/Midoobay inay jirto khatar ah "in la ogolaado in taariikhdu ay dib u soo celiso - isla taariikhdan murugada leh".

Si la mid ah kumanaanka Suudaaniga ah ee ka qaxay Darfur, Maalim ma hayo wax badan oo uu dib ugu laabto. Gurigiisa ayaa la gubay, waxaana la dhacay dhamm aan hantidii qoyskiisa. Hase yee shee tan ugu xanuunka badan ayaa ah in qaar bad an oo kamid ah qoyskiisa iyo asxaabt iisa aysan joo gi doonin halkaas markii uu dib ugu laabto. Darfur Sudan Qoraalka sawirka, Darfur

XIGASHO:-BBC


DAL YURUB KU YAALLA OO DADKIISA LACAG KU SIINAYA INAY KABAHA TOSHAAN

Faransiiska ayaa bilaabaya barnaamij lacag lagu siinayo dadka inay dayactirtaan dharkooda iyo kaba ha intii ay tuuri lahaayeen oo ay kuwo cusub soo

 

iibsan lahaayeen. Laga bilaabo bisha October, laca gtan ayaa dadku ku heli doonaan qaab qiime-dhimis ah oo u dhaxeysa €6 (£5) iyo €25 (£21) halkii mar ee ay dayactir sameeyaan.

Bérangère Couillard, oo ka tirsan dowladda Fara nsiiska ayaa sheegtay in ilaa 700,000 oo tan oo dhar ah sanad walba lagu daadiyo meelaha khashin qub ka.Ms Couillard ayaa ku boorrisay "dham maan meelaha dharka lagu tolo iyo goo baha kabaha lagu sameeyo ay ku biiraan hannaankan”. Muhiimadda ay aa ah in la taageero shirkadaha dharka jeexma tola lana abuuro shaqooyin.

Waxay sheegtay in dowladdu ay ka go’an tahay wax ka qabashada dharka cas riga ah ee mar walba lasoo iibsanayo, dad kana lagu dhiirrigeliyo inay soo iibsadaan kuwo ay dayactirtaan.

Refashion, oo ah koox codsaneysay in la samee yo hannaankan, ayaa sheegtay in 3.3 bilyan shey oo dhar ah, kabo iyo kuwo kale sanadkii lasoo dhaafay la soo geliyay suuqyada Faransiiska.

Balse qof walba kuma qanacsana talada dowla dda ee ah in dadku ay dayactirtaan dharkooda.

Meydadka Dhallinyaro Bada qaaday oo laga helay xeebta Geellaq ee Muqdisho

Laba wiil oo dhallinyaro oo Shalay u dabaal tagay xeebta halka lagu magaca abo Geellaq ee degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaa dir ayaa barqadii Shalay meydadkooda laga soo saaray biyaha bada oo ah kuw aad u kacsan.

Dad ku sugnaa xeebta Geellaq ayaa waxa ay ku soo warrameen in mid ka mid ah labada wiil ay mar kii ho re badu qaaday, balse mid kalena oo la so cday ay aa isku dayay inuu soo badbaadiyo saa xiibkiis, haye eshee isna ayey biyuhu la tageen.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka degma da Xamarweyne ayaa gaaray goobta, isla mar kaana ba da kasoo qaaday meydadka dhallinya rada bada qaa day, iyaga oo Shalay u badaal aaday bada.

Maalmo kahor ayey markii wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Ibraahim ay isna ba da ka qaa day xeebta Liido ee degmada Cabdic asiis, waxaana markii dambe meydkiisa laga he lay duleedka deg mada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip