Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

0
Sunday July 16, 2023 - 12:12:48 in Wararka by
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

    Taliyaha ciidanka Booliiska SoomaaliyeedSareeye Guuto.Sulub Axmed Firiniyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta amniga xarunta dowladda hoose ee Xamar. Kulanka ayaa mas'uuli

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Booliiska SoomaaliyeedSareeye Guuto.Sulub Axmed Firiniyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta amniga xarunta dowladda hoose ee Xamar. Kulanka ayaa mas'uuliyiinta waxaa ku wehlinayay Guddoomiye ku-Xigeenka Amniga, siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo masuuliyiin kale. Kulankan oo uu goob joog ka ahaa taliyaha cusub ee Ciidanka Birimadka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale iyo waxa ay fareen saraakiisha ciidanka ilaalada xarunta dowladda hoose in ay muujiyaan foojignaan dheeri ah. Sidoo kale Saraakiisha Xarunta ayaa lagu amaanay sida dhiiranaanta leh oo ay u fashiliyeen weerarkii Al-Shabaa 22-January ee sanadkaan kusoo qaadday xarunta Gobolka Banaadir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip