
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEUSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 12-KA LUULYO 2023-KA
Madaxtooyada oo ka hadashay Shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud oo ka du ulaya xaqiijinta Soomaali heshiis ah ayaa barri daahfuraya kulan wadatashi ah oo ay wada qa adanayaan madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo ku saleysan wadatashi iyo is-qancin in looga gudbo xaaalada dalka uu ku jiro.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud oo uga mahad-celinaya madaxdii hore sida ay u soo ajiibtay ka qeyb-galka kula nkan ayaa madasha kula wadaagi doona waxyaabaha u qabsoomay dawladda intii uu xafiiska joogay, caqabadaha jira iyo hiigsiga mustaqbalka.
Madaxweynaha ayaa dhageysa doona aragtid ooda ku aadan xaalada dalka, amniga , ciribtirka Khawaarijta, dib u eegi sta dastuurka, dimuqor aadiyeynta iyo doorashooyinka dalka.
YAA KA QEYBGALAYA, YAASE KA MAQNA ANAYA SHIRKA MUQDISHO?
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in uu dib u dhac ku yimid shir ay dawladda federaalka Soomaaliya ku baaqday in uu ka dhaco magaalada Muqdisho,
kaasoo lagu martiqaaday ma daxdii hore hogaanka u soo qabatay oo ay ku jiraan madaxweyna yaal, ra’iisul wasaareyaal, guddoomiyeyaal baarlamaan iyo madax kale oo hore dalka xilal uga soo qabatay.
Ujeedada shirkan la isugu yeeray, martiqaa dkana loo fidiyey ayaa ah sidii dawladda Soomaa liya ay ”uga tala galin lahayd, ra’yigoodana u dhe geysan lahayd” madaxda dalka hore u soo hoga amisay, si loo ogaado waxa ay ka qabaan qorsha ha ay Madasha Wadatashiga Qaran soo ban dhi gtay bishii May ee ku saabsan doorasho oyinka la gu baaqay in dalka ay ka dhacaan ee qof-iyo-cod, iyo hanaanka xisbiyada dalka iyo baabinta xafiis ka Raysal wasaara ha si loo sameeyo madaxwey ne iyo mada xweyne xigeen. JawaariQoraalka sa wir ka,Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, guddo omiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya
Sarkaal ka tirsan madaxtooyad da Soomaa liya ayaa BBC u sheegay in kulan uu qeyb ka yahay wada tashi madaxweynu hu la yeelanayo qeybaha bulsha da oo ay ugu horreeyaan madaxdii hore iyo siya asiyiinta. Waxa uu intaa ku daray in shirka lagu casuumaday dhammaan madaxdii hore. Kulanka oo horey loogu qors heeyay in uu qabsoomo Shalay ayaa waxa uu dib ugu dhacay berri oo Arbaco ah. Madaxda casuuman waxaa ka mid ah dha mmaan madaxw eyn eyaa shii hore oo ay ka mid yihiin Sha riif She ekh Axmed, Maxamed C/hi Farmaajo, raysal wasaare yaal hore iyo guddoom iyeyaashii baarlam aanka dowladda federaalka Soomaaliya.. Guddoom iyihii hore ee baarlam aanka Shariif Xasan She ekh Aadan Qoraalka sawirka,Xasan Cali Kheyre BBC wax ay xi riir la sameysay mada xda la ca suumay qaarkood, oo u xaqiijiy ay inay ka qey bgalaan shi rka, halka kuwa kale na ay ka cudurdaarteen ka qeybgalka shirka. Xildhi baan Yuusuf Gama’diid oo ka tirsan xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed wuxuu BBC u sheegay in dhankooda, xisb iga Himilo Qaran, oo uu hoggaaminayo Sheekh Shariif ay shirka ka qayb gali doonaan.
"Halkaas ayaan taladeenna iyo ra’yigeenna ka jeedin doonnaa,” ayuu yiri Xi ldhibaan Yuusuf Gam a’diid. Laakiin waxaa jira walaac ay muuji yeen qaar ka mid ah dadka lagu casuumay, iya doo madaxda qaar ay doona yeen in shirka lagu koo bo xubnaha diidmada kala horyimid heshiiskii mad asha qaran oo keliya.
Sida uu BBC-da u xaqiijiyay Cabdulqaadir Cali Dige, Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya, madaxda kale ee la filayo inay Muqdi sho tagaan si ay shirka uga qayb galaan wa xaa ka mid ah Maxamed Mursal Shekh Cabdir axm aan, Maxamud Cusmaan Jawaari, iyo Shariif Xas an Sheekh Aadan oo ah saddexdii guddoom iye ee isaga kala dambeeyay guddoomiy enimada ba arlamaanka, raysal wasaareyaashii hore ee dow ladda federa alka Soomaaliya Xasan Cali Khe yre, Maxa med Xuseen Rooble, Cumar Cabdira shiid Cali Sharmaake, Cabdiweli Cali Gaas iyo Cali Maxamed Geeddi.
Siyaasiyiinta aan ka qeyb galeynin
Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) raysal wasaarihii hore ee SoomaaliyaSida uu BBC-da u xaqiijiyay Cabdulqaadir Cali Dige, Agaasim aha Warfaafinta ee Mad axtooyad a Soomaaliya, waxaan shirka berri ka qeybgeli doonin madaxw eyneya ashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabd ullaahi Farmaajo iyo Cabdiqaas im Salaad Xasan.
Sidoo kale waxaan ka qeybgel eynin raysal wasaareyaashii hore Cabdi Faarax Shird oon iyo Cabd iweli Sheekh Axmed.
Suuragal ma tahay in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacda Soomaaliya?
Raysal wasaare hore, Cabdiwali Sheekh Axm ed ayaan ka qeybgeli doonin shir ka.
Ajendaha shirkan oo ah nidaamka doorashada dalka ka dhici doonta ee qof-iyo-cod ayaa muran weyn ka dhalisay saaxada siyaasadda e Soo maaliya. Doorashada kaliya ma aha waxa aan la isku afgaran waayay ee waxaa ka mid ah in dalku yeesho hannaan qof iyo cod ah, oo min golaha deegaanka ilaa tan madaxweyna ha ay dadku doortaan.
Waxaa kale o qorshahaas uu soo jeedinayaa in muddo xileedka dowladda federaalka iyo maamul-goboleedyada ay noqon doonto shan sano, halka markii hore ay ka ahayd afar sano, in dalku yee sho madaxweyne ku xigeen iyo laba xisbi siyaas adeed oo awoodda ku tartama.
Madaxdamadasha wadatas higa Qoraalka sawi rka, Ma daxda madasha wadata shiga Diidmada qorshaha lagu go'aamiyey kulan kii mada sha Dhi nacyada siyaasadda ee qorshah aas aadka uga biyo diiday waxaa ka mid ah maamul-goboleedka Puntland oo markii hor eba qayb aan ka ahayn shirkii madasha wadata shiga ee lagu go’aamiyey qorshah aas.
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamu ud Caydiid Dirir oo BBC la hadlay ayaa sheegay in waxa ka soo baxay shirkan ay u arkaan mid afd uub ah.
"Dalkan xilligii uu burburay waxaa heshiis lagu gaaray dastuur ku meel gaar ah, in la dhammey stiro kadibna afti dadw eyne loo qaado, la ansi xiyo sidaasna dalku dastuur ku yeesho, federa alna uu dalku yahay.
"Hadalka madaxweynaha waxaa ka muuqda in madaxweynaha iyo kooxda la joogtay a ku hesh iiyeen in dastuurkii dalka iyo wax kasta oo heshiis lagu ahaa la la alo," ayuu yiri.
Wasiirka ayaa sheegay inaysan ku qana csaneyn in habeen gudihiis sida uu sheegay la laalo wax walba oo horey lagu heshiiyay.
"In wax walba afgembi siyaasadeed laga soo qaado, oo kacaankii oo aan qoryo sidan ayaa me esha ka muuqata," Ayuu yiri wasiirka.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda sheeg ta in Puntland ay kula jirto wada hadallo, isla mar kaana la xallin doono khilaafka dhex yaalla.
Puntland waxaa dhowaan ka qabsoomay han naanka doorashada qof iyo cod ah ee golaha dee gaanka, taasoo in muddo ah laga shaqeynayay sidii ay u qabsoomi lahayd.
Warar ay BBC ka heshay madaxtooy ada Soo maaliya waxay sheegayaan in dawladda Soomaa liya ay goor aan fogeyn ku dhawaaqi doonto qab ashada shirka madaxda dalka ee wadatashiga ee iminka baaqday, ayadoo doonaysa in aysan ku guul darraysan in barnaamijkeeda ay ka gaddo dhamaanba dhinacyada ugu tunka weyn siyaa sadda SoomaaliyaXIGASHO:-BBC
Gudoonka 2da aqal ee Baarlamanka oo ka shiray ahmiyadda kulamada Baarlamanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baa rlama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ay aa Shalay kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo ku-xige enna da labada aqal waxaana ayna ku yeeshe en xarunta guddoonka iyo gudd iyada ee Villa Harg eysa.
Kulanka ayaa looga hadlay dardargel inta howl aha baaxada leh ee horyaala Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriy adda Fed eraalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa u baahan in si wadajir ah ay ugu wada sha qeey aan labada Aqal ee Baarla maanka dalka, waxa ana loo balamay in dib la isugu soo laabto kulan kale oo muhiim u ah Shaq ada Baarlamaanka JFS.
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka oo soo gaaray Muqdisho
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka Mudane Cumar Cabdirishiid iyo Cabdiwali Cali Gaas ayaa goor-dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, wax aana halkaas ku soo dhawee yay mas’uuli yiin ka tirsan dowladda Soom aal iya, iyagoo ka qay bgali doona shirka Berri ka furmaya mag aalada Muqdisho.
Waxaa horay magaalada loogu soo dho weey ay Mas’uuliyiin kale oo ay ka mid yih iin R/was aarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo Gudo omiyihii hore ee Golaha Shacabka Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo si adag uga hadlay xiisada ka taagan gobolka Hiiraan
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad dhi nacyo badan taabaneysay ka jeediyay munaa sabad loogu mahadcelinaayay guddigii ka shaq eeyay dabaal degyadii maalmaha xuriyada dalka ayaa si adag uga hadlay arrimaha amaan ka, musuqa iyo khilaafaad ka ka taagan qaar ka mid ah gobolada dalka.
Raysal wasaaraha ayaa ka hadlay khilaafka iyo xiisada adag ee ka dhalatay xilka qaadistii la gu sameeyay guddo omi yahii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo xis aada colaad beeleed yada kasoo cusboo naatay Hiiraan iyo Sh/ Dhexe.
Xamse Cabdi Barre ayaa xusay in khilaafka dadka Soomaaliyeed u dhaxeeya uu yahay mid dan weyn ay ugu jirto cadawga Soomaaliyeed, isl amarkaana loo baahan yahay in la ilaaliyo ehelnimada iyo walaalnimo dadka Soomaaliyeed, isagoona ku baaqay in deg deg loo xaliyo khil aafka ka taagan Hiiraan.
"Hiiraan iyadana waxaan rabnaa oo sidoo kale ugu yeereynaa ehelnimo, walaalnimo deganaa sho, isfaham iyo wax alla wixii siyaasad ah in miis ka dushiisa lagu dhammeeyo, Hiiraan waa hors eedkii xurninada iyo dib u xureynta gobolada dal ka, waa gobol ku tilmaamanaa astaan geesin imo iyo sharaf waligiisba” ayuu yiri Raysal wasaae Xamse Cabdi Barre.
Wuxuu sidoo kale sheegay in gobolka Hiiraan uu hormuud u yahay howlgalka kooxda Shabaab looga xureeyay inta badan gobolada dalka, islam arkaana loo baahan yahay in madaxda iyo shac abka gobolkaas iney ilaalsadaan sharafka iyo geesinimada ay kaga tilmaaman yihiin gobolada kale ee dalka.
Ugu dambeyntii Raysal Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay ka daaleen colaad iyo qori caaradiisa wax lagu raadiyo, wux uuna ku baaqay in la iska kaashado sidii loo dha meyn lahaa khilaafaadka ka taagan haatan gobo lada Gedo, Puntland, Hiiraan, Laasacaanood iyo Koonfur-Galbeed.
Duqa Muqdisho oo ku dhawaaqay in Amniga Caasimadda uu yahay mid wanaagsan
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuse en Jimcaale ( Madaale) ayaa sheegay in xilligaan amniga Caasi madda uu yahay mid soo hagaagaya oo aad uga wanaag san sana dihii la soo dhaa fay.
Waxaa uu ha dalkiisa uu intaasi kudaray Guddoo miyaha in Amn iga M//Muqdisho uu ku yimid dadaal iyo iskaashi xoogan oo ay sameeyeen laamaha Amni ga iyo Shacabka loona baahan yahay in la soo laba jiba aro.
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho Yuusuf Xuse en Jimcaale ( Madaale) ayaa ugu baaqay Shacabka Caasimad da inay sii xoojiyaan la Shaqeynta laamaha Amni ga si amn iga loo sii xaqiijiyo.
Hadalkan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobol ka Banaadir ayaa kusoo aadaya xilli bilihii la soo dhaafay uu aad u wanaagsan yahay Amniga M/ Muqdisho, isla markaana dowladda Soom aaliya ay sheegtay inay sii 2 jibaari doonto amniga. Hay’adda duulista oo war ka soo saar tay shilkii Shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho
War-saxaafadeed ka soobaxay hay’adda Duu lista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa looga hadlay shilka diyaar addii Shalay ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muq disho.
WAR-SAXAAFADEED: SHIL DIYAARAD EED OO KA DHACAY GAROONK A ADEN ADDE INT ERNATIONAL AIRPORT
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliy eed (HDRS) waxa ay umada Soomaali yeed u xaqiij inaysaa in diyaaradda nooce edu yahay E120 00 u shaqeyneysay Shirk adda HALLA AIRLINE ayaa ka baxday dhabaha ay caga dhigtaan diyaa radaha ee Garoonka Aden Adde International Airport Shalay oo ay taariikhdu tahay 11-ka July 2023 saacadu na ahayd 12:23 Duhurnimo. Diy aaradda waxa ay kasoo kacday magaalada Garowe.
Diyaaradda waxaa saarna 34 ruux oo isugu jira Crew& Passengers mana jirto cid wax ku no qotay inta aan ka aheen daawac yar. Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliy eed (HDRS) waxa ay wali ku guda jirtaa baaritaan ku saabsaan shilk aas Shalay dhacay waxa ayna soo saari doonta war bixin dhameystiran marka la soo gabaga beeyo baaritaankaas.
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliy eed (HDRS)
Wasiirka arrimaha dibadda oo Muqdisho ku soo dhaweeyey madaxweynaha hay’ adda WFDP iyo wafdi la socda
Wafdi balaaran oo ka socda hay’adda WFDP oo uu hogaaminaayo Ambassador Akramy El zaghat oo ah madaxweeynaha WFDP ayaa Sha lay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasi madda dalka, waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Aadan Cadde wasiirka wasaaradda arrimaha dib eda dowladda FS mudane Abshir Cumar Huruuse oo au wehliyaan xoghayaha joogtada ah ee arrim aha dibadda Xamsa Aadan
Xaadoow, agaasimaha waaxda hab-maamuuska wasaarada arrimaha dibada Yaxye Yusuf Xaaji Cali iyo mas’uuliyiin kale.
Wasiirka ayaa wafdiga ka socday hay’adda WFDP ku qaabilay qaybta VIP-da ee garoonka, kulankaas oo ku aadanaa sida hay’addu uga sha qeeyn doonto dalka, iyo sida ay ula falgali doonto wasaaradaha ay quseeyaan hawlaha ay dalka ka qabanayso dhawaan.
Hay’adda ayaa dalka ka fulin doonta mashaariic ay ka mid yihiin inay Soomaali ya kala shaqayso kordhinta maalgashiga, kor u qaadida xirfadaha shaqaalaha gaar ahaan kordhinta xirfadaha haw eenka iyo arimaha bini’aadn imada.
Golaha Xukuumadu ayaa horey u ansi yey 15-kii bishii Juun in ay dalka ka shaqe yso iyadoo fa dhigeedu uu noqon doono Mogadishu maadaama ay hadda xarun ku leeyihiin magaalada Nairobi ee dalka Ke nya.
Xildhibaannada gadoodsan oo laba qodob xas aasi ah miiska u saaray guddoonka BF
Kulankii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaqday markale, sababta baaq ashada ayaa daba socoto diidmadii iyo buuqii ka dhashay jadwal su’aallo lagu weydiinayo xubnaha Golaha Wasiiradda oo ay dhawaan xukuumadda u dejisay Golaha Shacabka.
Inkasta oo ay aheyd markii koowaad ee ay xukuumad jadwal u sameyso Baarlamaan, hadda na Xildhibaannada si xooggan ayay u diideen tix anahaas loo qorsheeyay inuu socdo saddexda billood.
Sida lasoo warinayo guddi Xildhibaano ah ayaa laba qodob la wadaagay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).
2da qodob ayaa mid waxa uu ku saabsan ya hay barnaamijka ay xukuumadda ugu yeertay is la-xisaabtanka ee Golaha usoo gudbisay. Xildhib aannada waxay u sheegeen guddoonka in guud ahaan la tuuro qodobkaas oo aan mardambe lagu soo celin Baarlamaanka.
Waxaa jira xeer qoran oo Baarlamaanka ku xi saabiyo xukuumadda, taasna ma soo marin hab ka cusub, sida ay Xildhibaannada sheegees. Sida as awgeed waxaa Sh.Aadan Madoobe loo sheeg ay inuu tixanaha xukuumaddu 3da billood uga qa adatay jadwalkii Baarlamaanka in gebi ahaanba meesha laga saaray.
Qodobka 2aad wuxuu ku saabsan yahay he shiiskii Golaha Wadatashiga Qaran. Waxaa socd ay qorshe la rabay in lagu kala qaado heshiiska oo qeybna lagu celiyo xukuumadda, qeybna laga doodo oo la horkeeno Baarlamaanka, oo loo raad iyo cod lagu ansixin karo.
Qeybta la damacsanaa in xukuumadda lagu cel iyo waa muddo kororsiga maamul goboleedyada, kaas oo Xildhibaannada si weyn u diidan yihiin. Laakiin sida lasoo warinayo waxaa guddoomiyaha Golaha Shacabka loo sheegay inuu heshiiska sid iisa u keeno Baarlamaanka, iyada oo aan waxba laga taaban.
Ujeedka Xildhibaannada dalbanaya in heshiis ka sidiisa loo keeno Baarlamaanka waa inay si gu ud u diidaan. Wararka dheeriga ah ee qodobkan la xiriira ayay waxay sheegayaan inuu Sh. Aadan Madoobe labada qodob ka ogolaaday Xildhibaan ada, laakiin sheegashada dambe aad uma sugna.
Waxaa muuqata in BS gaar ahaan GSh ka curt een Xildhibaanno koox koox iskugu xiran oo ka madax-banaan xukuumadda, Madaxtooyada iyo xitaa mucaaradka banaanka jooga.
Kooxdan waxaa loo arkaa kuwo isku baheystay dano gaar ah. Guddoomiye Sh. Aadan Madoobe oo isagu waayahan dambe aad ugu dhowaa Mad axtooyada ayaa waxaa u billowday mowjado cus ub oo Golaha dhexdiisa ah, mana cadda inuu si fudud uga dabaalan karo.
Cilaaqaadka uu Aadan Madoobe la leeyahay Xildhibaannada oo aan xooganeyn ayaa xukuuma dda iyo Madaxtooyada ku qasbaya inay shaqo deg deg ah ka dhex bilaaban G/Shacabka oo ay raadiyaan saaxiibtinimada Xildhibaannada.
Xigasho:-Caasimadda.Net
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo she egay in ay dhawaan ku dhawaaqayaan wakh tiga doorashada
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa she egay in ay ku dhawaaqi doonaan jadwalka door ashooyinka dib marka ay la tashiyo sameyan.
Guddida oo Shalay kulan wadatashi ah la ye eshay Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa she egay in ay ku dhawaaqi doonaan jadwalka doora shooyinka, waxayna sheegee n in ay soo dhawaynayaan jaw aabtii maxkamada sare.
"Guddida doorashadu iya da ayaa leh go'aanka aanu ku soo saarayno jadwalka doorashada, waananu soo saarayna, warqada maxkamadan waanu so dha waynaynaa, shaqo naga dhaxaysay maxkamada oo caadi ah ayay ahayd, jadwalka waanu soo saa rayna" guddoomiyaha guddida ayaa sida yidhi.
Guddidu waaxa ay sheegeen in ay xaq u lee yihiin in ay la tashi la sameeyaan cida y rabaa n, isla markaana kahor inta anay ku dhawaaqin wa khtiga doorashada, ay la tashan doonaan xisbiy ada, ururada siyaasada iyo ururada buls hada.
Somaliland waxa uu khilaaf ka taaganyahay sida ay usoo kala horaynayaan doorashooyinka madaxtooyada iyo ururadu, waana sababta keen tay in guddidu ay la tashiyo badan sameeyaan in ta aan lagu dhawaaqin wakhtiga doorashada.
Kooxo visayaasha been abuurka ku sameeyo oo Maxkamad gobolka Banaadir la soo taagay
Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu Maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay Eedeysanayaal loo haysto Tahriibin sha rci darro ah iyo sameyn Dal ku gal been abuur ah.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in eedeysa nayaasha ay furteen xarun Travel agency ayna lacag fara badan ka qaateen dad ku dhow 600 oo qof, iyagoo u sheegay iney u soo saarayaan fiis ooyn lagu tagayo dalaka Mareykanka iyo Kanada.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA XEER ILAALINTA
Xigasho:-dayniile.com
Gaas iyo Cumar C/rashiid oo War kasoo saar ay waan-waantii ay ka wadeen Puntland
Ra’iisul Wasaareyaashii hore ee Sooma aliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Cabdiw eli Maxamed Cali Gaas oo mar soo noqday Ma daxweynaha Puntland ayaa War ka soo saaray waan-waantii ay ka wadeen Puntland.
War-saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Gaas iyo Cumar Cabdiras hiid ayaa waxa ay ku shee geen in muddo toba abad ah ay ku sugnaayeen Puntland, ayna halkaasi u joogeen xal u helida khilaafyada ka taagan Puntl and ee salka ku haaya doo rashooyinka.
Labada siyaasi ayaa la kulmay Mada xweyna ha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ku-xigeenk iisa, Axmed Karaash, Isim ada dhaqanka iyo xub naha mucaaradka ku ah Maamulka Puntland, iya goona ka wada hadlay sidii loo xalin lahaa khilaafka jira.
Gaas iyo Cumar Cabdirashiid ayaa soo jeedi yey qodobo dhowr ah oo kamid yihiin: In sida ugu dhaqsiyaha badan loo qabto doorashada Golaha deegaanka saddexdo degmo ee Gobolka Nugaal ee ka harsan doorashooyinkii Golaha deegaan nada ee halkaas ka dhacay.
Sidoo kale waxa ay soo jeediyeen in In la joo jiyo dastuur furista Maamulka Puntl and, isla mar kaana 9-ka Urur siyaasadeed ay ka diiwaan-ga shan Puntland ay noqd aan xisbiyada siyaasade ed ee Puntland muddo ah shan sanno, kana qeyb galaan doorashada Golaha Wakiilada ay soo so cota.
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka
Talo soo jeedin ku aadan khilaafka siyaasadeed ee Puntland
Waxaan muddo todobaad ah ku sugn eyn mag aalada Garoowe, si aanu qayb uga noqono xal u helida arrimaha ka taag an Puntland. Intii aan joo gnay Puntland waxaan la kulanay Madaxweyn aha, Madax wayne ku-xigeenka, Islaan Ciise Isl aan Maxamed, Islaan Bashir Islaan Cabdille, Isi mada kale ee ku sugan Garoowe, Mucaaradka ka horjeeda Dawladda, Daladda Ururada Bulshadda Rayidka ah ee PUNSA, qaar ka mid ah ururo siy aasadeedyada iyo qaybaha kala duwan ee bulsha da.
Waxaan kaloo safar ku tagnay magaaladda Qardho, oo aan kula soo kulanay Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo siyaasiyiin ku suganaa magaala da Qardho.Muddo-xileedkii xukuumadda iyo Baarlamaanka Puntland waa gabagabo, doora shooyinkii Goloyaasha Deegaanku weli waa qab yo sidoo kale, masoo bixin sadd exdii Xisbi ee Dastuuriga ahaa, Xukuum aduna weli kuma guul eysan in ay shac abka la wadaagto qaabka ay ku dhamaane yso doorashooyinka socda iyo sida loo qabanayo doorashada madaxweynaha ee 2024.
Sidaas darteed, waxaa lagama maarm aarn ah in la helo xal-siyaasadeed oo dhamaan dhinacy adu kuwada qanacs an yihiin oo looga gudbo caq abadaha hadda taagan. Haddaba, si doorasho oyinka xisb iyada badani u qabsoomaan iyadoo Saami leeyda Siyaasadeed ay wadda ogol yihin waxaa loo baahan yahay sameynta Lifaaq Dham aystira Nidaamka Doorashooyinka ee geedi socodka dimoqraadiyada ee Puntland.
Mabaadi'dda Guud:
Waa in la dhowraa dowladnimada Puntland, la ga wada qayb qaataa ilaalinta xasiloonida, nabad gelyadda iyo wadajirka Puntland.
• In dhammaan Reer Puntland ka qayb qaataan difaaca Gobolka Sool. • In la badbaadiyo Barna amijka Dimoqraadiyada Puntland.
• In laga maarmo xiligaan furitaan iyo isbedel lagu sameeyo Dastuurka Puntland. • In lagu heshiiyo lifaaq shanaad oo dhamaystira barnaamijka dimo qradiyadda iyadoo aan dib loogu noqon nidaamkii beelaha.
• Indoorashada Golaha Wakiilada iyo madaxwey naha ku dhacdo xilligeeda ahaa 8 January 2024, dowladduna la timaado barnaamij qeexan oo lagu fulinayo.
In laga heshiiyo Guddiga Doorashooyinka ee San nadka 2024 si ay xiligeeda ugu dhacdo.
Haddaba waxaan soo jeedinaynaa qodo bada soo socda oo ku salaysan ballaarinta ka- qaybga lka arrimaha siyaasadda iyada oo aan cidna laga tegayn.
1. In sida ugu dhakhsaha badan looga qabto doorashada golaha deegaanka saddexda degmo ee Gobolka Nugaal ee ka harsan degmooyinkii la diiwaangeliyey.
2. In sagaalka (9) urur siyaasadeed ee ka diiw aangashan Puntland ay noqonayaa Xisbiyada Siyaasadeed ee Puntland muddo ah shan sano kana qayb galayaan doorashada Golaha Wakii lada ee soo socda.
3. In doorashadu u furantahay qof kasta oo si iskiis ah u noqonaya musharax
Madaxweyne, Madaxweyne ku xigeen iyo Xu bin Baarlamaan (Independent
Candidates).
4. In doorashada Xildhibaa nada Gobol ada Sool, Sanaag iyo Cayn looga dambeeyo hogaan ka dhaqan ka ee goboladaas.
Wabilaahi Tawfiiq.
Magacyada talo soo jeediyayaasha 1. Dr. Cabdi weli Maxamed Cali Gaas, MW Hore ee Puntland iyo PM TFG
2. Cumar Abdirashiid Cali Sharmaarke, PM FGS 3. Abdirashid Maxamed Cabdi, Wasiir Hore TFG
Haweeneydii ka dambeysay dilka Nasro Cabduqaadir oo lasoo qabtay
Ciidamada ammaanka ee degmada Beled xaawo ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay Calaso Muxumed oo loo haysto dil la sheegay inay u geysatay haweeney ka le oo ay daris ku ahaayeen degaanka Oodan ee gobolka Gedo.
Idiris Aadan Nuur oo mad axa baarista ee gobolka ayaa shaaca ka qaaday inay tageen goobta uu falku ka dhacay, isla-mar kaana ay soo xireen haweeneyda ee eedeysan oo loo haysto inay mindi ama toorey ay ku dishay Marxuumad Nasro Cabduqaadir Maxamed.
Dambi baaraha ayaa sheegay in labada gab dhood ay wada dagaalameen, kadibna eedeysan aha ay soo qaadatay toorey, kadibna ay halbowla ha ka gelisay marxu umadda oo isla goobta ku geeriyootay, kadina la aasay.
"Eedeysanihii dhibka geystay waan soo qaban ay, falkana wuxuu ka dhacay Bel edxaawo gaar a haan tuulada Oodan, dil kaas wuxuu ahaa dil too rey ah” ayuu yiri Idiris Aadan Nuur.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in haatan ay wad aan baaris dheeraad ah oo ku aadan dhacdadaa si, isla-markaana shar ciga ay la tiigsan doonaan haweeneyda lasoo xiray.
"Marxuumadda waxay mindida uga dhac day halbowlaha halkii ayayna ku dhimatay, waana la soo aasay, gabadhii wax dishay way noo xiran ta hay baaristana way soco taa, wixii kasoo baxana sharcigaan hor geyn doonaa, sidaa ayay wax u jir aay” ayuu mar kale yiri Idiris.
Waxaa kale oo uu raaciyay "Waayahan kiisas ka ragga wax dila uunbaan arki jirnay, laakiin ber yahaan waa kiiskii noogu horreeyay ugu yaraan dhowr iyo toban sano kahor dumar, dumar dilay”.
Dhanka kale qaar kamid ah ehellada marxu umadda oo la hadlay warbaahinta ayaa soo dhaw eeyay soo qabashada hawe eneydan eedeysan, waxayna sidoo kale dalbadeen in si deg-deg ah cadaalada la horgeeyo, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.
Si kastaba, falkan argagaxa leh ayaa walaac ku abuuray dadka deegaanka oo aad uga naxay, waxaa sidoo kale dhacda daan aad looga hadlay Beledxaawo iyo nawaa
Faah faahin kasoo baxeysa dagaal dhex maray Ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan dagaal geystay khasaaro kala du wan oo duleedka Magaa lada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari ku dhexmaray Ciidamo katirsan kuwa Kenya iyo Xubo kamid ah Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno katirs an Al-Shabaab ay weerar qarax ku billaawday oo jidgal ahaa ay ku qaadeen Kolon yo Gaad iid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya, xilli ay ma rayeen inta u dhaxeysa deg aannada Calin Jugur & Weel-Mareer ee Maga lada Gaarisa.
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay aa ka dhashay dagaalka wallow aan si faah faah san loo helin tirade dadka ku wa xyeeloobay, hay eeshee gobjoogayaal ay sheegeen inay maqlay een dagaalka ka hor jugta qarax lala beegsaday Kolonyada Ciid amada Kenya.
Al-Shabaab oo ka hadlay dagaalka ka dhacay duleedka Magaalada Gaarisa ayaa Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxaa ay ku heegteen inay dagaalkaas iyo qaraxa ku gu been Gaari Cabdi Bille ah iyo Booyada ay wateen Ciidamada Kenya, in kastoo aysan jirin warar madax bannaan oo xaqiijinaya shee gashada Al-Shabaab.
Saraakiisha Ciidamada Kenya ee Gob olka Waqooyi Bari Kenya ayaan weli ka hadlin weerar kaas, hayeeshee weerarada ay Al-Shabaab ka fulinayaan Gobolka Waq ooyi Bari ayaa waxaa ay dib u dhigtay dowladda Kenya oo qorshe yneysay inay dib u furtay xadka ay la wada agto Somaliya.
Dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay Al-Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ka geysanayaan de gaannada katirsan Gobo lka Waqooyi Bari, taas oo keentay in Ciid amada Kenya ay kordhiyaan howlga llada ay fuliyaan.
Soomaalida ku nool Magaalada Nairobi oo walaac xoogan muujiyay
Iyada oo dhawaan Madaxweynaha Kenya Wil liam Ruto uu saxiixay sharci can shuurta ku kordhinaya badeec ado kala duwan ee dalkaas ayaa waxaa saameyn xoogan uu ku yeeshay Ganacsatada Soom aaliyeed ee ku nool Suuq Islii.
Mid kamid ah Ganacsatada Soomaali yeed ayaa sheegay in saameyn dhaqaale oo xogan uu ku yeeshay Sharciga Cansh uur kordhinta ah, isla markaana ay wayeen cid wax ka iibsat.
Wuxuu sheegay in sicir barar xoogan sidoo kale uu keenay sharci canshuurta ku kordhinaya badeecado kala duwan ee ee uu saxiixay Mada xweyne William Ruto.
Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ay aa waxaa Ganacsi farabadan ku leh Soo maalida, waxaana inta badan saameyn ku yeesha go’a anada kasoo baxa Madaxda dowladda Kenya.
Midowga Afrika oo warqadaha aqoon siga ka guddomay safiirka Soomaalia ee Addis Abab a
Guddoomiyaha guddiga midowga Afrika danjire Muusa Faki ayaa xafiiskiisa Addis Ababa ku soo dhoweeyey danjiraha Soom aaliya ee dalka Ethi opia mudane Cabdulla ahi Maxamed Warfaa ah na wakiilka joogtada ah ee midowga Afrika ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sidoo kale mudane Faki ayaa safiir Warfaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjireni mo.
Danjire Warfaa ayaa dhankiisa uga mahad celi yay midowga Afrika kaalin ta wax ku oolka ah ee uu markasta ka qaato dawlad dhiska Soomaaliya, sidoo kale safiir Warfaa wuxuu til maamay muhiim ada ay leedahay sidii loo laba jibaari lahaa xiriirka iyo wa da shaqaynta ka dhaxaysa dawladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika, waxaana danjire Warfaa ku lanka ku weheliyay qaar kamid ah diblomaasiyii nta Safaaadda Soomaaliya ee Addis Ababa.
Ciidamada badda ee Maraykanka oo aan Taliye rasmi ah lahayn’ markii ugu horr aysay muddo 100 sano ah
Ciidamada Badda ee Maraykanka ee loo yaqaano "US Marine Corps” ayaa taar iikhda mar kii ugu horraysay muddo 100 sa nno ah, waxay noqdeen kuwo aan laha yn hoggaan rasmi ah oo haysta ansixinta golaha Senateka, ka dib markii uu Isniintii xilka ka degey taliyihii ciidamad aasi, xilli mudanayaasha xisbiga Jamhuurigu ay hor is taageen inay ansixiyaan taliyaha cusub ee bedeli lahaa.
Taliyaha xilka ka degeya General David Berger ayaa la wareegay hoggaanka talis ka 38aad, bi shii July ee sannadkii 2019, waxaana sharcigu dhi gayaa, inuu jagadaas hayo muddo afar sannado od ah. General Eric Smith, oo haatan ah kaal iy aha taliyaha, ayaa loo magcaabay inuu noqdo tal iyaha cusub ee ciidankan, isaga oo haatan ku sii shaqayn doona, ku-sime ahaan, maadaama aanu weli helin ansixinta G/Senate-ka ee Maraykanka.
Sida sharciga Maraykanku dhigayo, General Smith, ayaa ku shaqayn kara sii hayaha taliyaha ciidanka, hase ahaatee waxaa jira hawlo badan oo aanu qaban karin, ka hor intaa aanu helin ansixinta.
General Smith ayaan loo ogolayn inuu isticm aalo xafiiska taliyaha, ama inuu u guuro dhisma ha loogu talo galay taliyaha ciidanka, ama inuu sa meeyo qorshaya asha hawlgalka ee ciidanka, k uwaas oo dhammantood ah, hawlo u gaar ah tal iyaha guud.
Hawlaha uu qaban karo, inta uu yahay ku sim aha waxaa ka mid ah, inuu dhaqan geliyo siyaasa do cusub oo khuseeya, miisa aniyadda, tababara da iyo go’aanada khus eeya shaqaalaha.
Ansixinta taliyahan cusub waxaa hortaa gan Se nator Tommy ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, laga na soo doorto gobolka Alabama. Senator Tommy ayaa sidoo kale hor istaagay ansixinta saraakiil kale oo sarsare oo ka tirsan ciidamada mil ateriga . Xigasho Voa
Shirka Madaxda NATO oo Shalay ka furmaya Caasimadda Vilnius
Madaxda dalalka ka tirsan Gaashaanbuurta NATO ayaa lagu wadaa in Shalay uu Magaalada Vilnius ee xarunta dalka Lithuania uga furmo shir laba maalmood soconaya.
Ajandayaasha shirka looga hadlayo ayaa wax aa ka mid ah colaadda dalka Ukraine, sida dalka asi uga mid noqon karo isbahaysiga iyo doodaha ay dalalka bahwadaagta qaybtood ka keenayn ba mbada wax gumaadda Cluster ee Mareykanku uu go’aansaday inuu siiyo Ukraine, si ay isaga caabi so duulaanka Ruushka.
Dalalka xulafada qaarkood ayaa walaac ka muujiyay go’aanka uu Mareykanku bambadaasi ugu rarayo Ukraine. Sidoo kale Qaramada Midoo bey iyo dadka xuquuqda aadanaha u dooda ayaa ka horyimid go’aankan, tani ayayna u arkaan mid liddi ku ah dadaaladii socday ee dunida lagaga mamnuucayay bamkaasi, oo ay sheegeen in uu khatar ku yahay nolosha dadka rayidka. 120 dowl adood oo qaarkood NATO ka tirsan ayaa la ogya hay in ay saxiixeen heshiiska dunida looga jooji nayo isticmaalka bambadaasi.
Bamka Cluster ayaa waxa uu mid kasta ka ko oban yahay boqolaal walxaha qarxa oo yaryar oo ku faafa goobaha la bartilmaameedsado, inkastoo walxahaasi aanay dhammaantood wada qarxin, iyadoo kuwooda aan qarxin ay muddo dheer ku sii jiri karaan dhulka, waana taas khatarta weyn ee la ga digayo ee ka dhanka ah rayidka, gaar ahaan carruurta.
Hoggaamiyeyaasha NATO qaybtood ayaa sidoo kale ka soo horjee da in Ukraine lagu soo da ro Militariga NATO, ta as oo ay u arkaan mid ka sii careysan karta Ruushka.
Hoggaamiyeyaasha ayaa la sheegaya in ay fah amsan yihiin in Ukraine aanay xilligan ku soo biiri karin bahwadaagto NATO, balse ay doonayaan in mustaqbalka ay xubin ka noqoto isbahaysiga militari.
Madaxda NATO ayaa la filayaa in maalinta ber rito ay warmurtiyeed ku soo saaraan taageerad ooda ballaaran ee Ukraine, si ay u muujiyaan in ay ka soo wada horjeedaan waxa ay ku sheegeen gardarada Ruushka.
Madaxweyne Volodymyr Zelenskyy ayaa doo naya in Ukraine ay gaashaan ka dhigato NATO, marka uu dhammaado dagaalkan ay Ruushka kula jiraan, si dalkiisu u u helo damaanad amni.
MAXAAD KA TAQAAN ABWAANKII GEERIYO ODAY EE ITOOBIYA CAN SHU URTA KA DIIDAY, FARANSIISKANA LA DAGAALAMAY?
Aadan Faarax Samatar wuxuu geeriy ooday isag oo 80 jir ah Qoraalka sawir ka, Aadan Faarax Samatar wu xuu geeriyood ay isagoo 80 jir ah
Reer Jabuuti iyo dadka xiisee ya fanka iyo murtida Soomaa lida waxay waayeen hal abuur tobanaan sano curin ayey heeso iyo riwaayado soo socday tan iyo xilligii gobanimo-doonka Jabuuti. Aadan Faarax Samatar wuxuu Habeen hore ku geeriyooday dhakhtarka weyn ee Jabuuti ka dib markii uu todobaadyo halkaa ugu jiray xanuun hayey.
In badan oo ah dadka sida fiican u yaqaanna Aadan lama aysan socon xanuunkiisa maadaama uu muddo gaaban hayey.
Dadkaas waxaa ka mid ah Cumar Cilmi Kheyre oo markii ay Jabuuti la diriraysay gumaysigii Faransiis ka ka mid ahaa dadkii af iyo addin ka qayb galay halgankaas sida Aadan oo kale, tan iyo 1969kiina ay is yaqaaneen. Halganka gobannimada ka hor
BBC ayuu Cumar uga warramay taariikhda Aadan Faarax Samatar oo isugu jirta halgan iyo suugaan dal iyo dibadba leh, marka laga reebo muddo ko oban oo dhallinyaranimadiisii uu baayac mushatar ka ahaa magaalada Diri-Dhabe.
Wuxuu shaqada ganacsiga joojiyey markii uu dii day inuu bixiyo "Canshuur” ay Itoobiya ka doonaysay inuu bixiyo, xilligaas oo ku beegnaa aakhirkii 1959 ama horraantii 196"Jabuuti ayuu ku noo noqday, wuxuuna ka mid noqday xisbigii PNP la oran jiray ee la aasaasay aakhirkii 1960” ayuu yiri Cumar. Wuxu intaa ku daray in isla xilliyadaas isagoo weli xisbiga as ka tirsan uu dhinaca Soomaaliya aaday, halkaa soo uu ku soo qaatay tababar ciidan 1963, kana mid noqday ciid ankii ka qayb galay dagaalkii Soomaal iya iyo Itoobiya dhex maray 1964, isagoo ka soo dag aalla may deegaanka Xariirad ee gobolka Awdal. Cumar Cilmi Kheyre waxay Aadan Faarax is yaqa aneen tan iyo 1969…
XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA
Qoraalka sawirka,
Cumar Cilmi Kheyre waxay Aadan Faarax is yaqaaneen tan iyo 1969
Gobanimadoonka Jabuuti
"Dagaalkii markii u dhamaaday wuxu ku soo laabtay Jabuuti, wuxuuna hore u soo qaatay bambo-gacmeedyo uu kiish ku soo guray, hase yeeshee waxaa lagu qabtay Dameerjoog oo ah duleedka Jabuuti. 5 sano oo xabsi ah ayaa lagu xukumay, wa xaana la geeyey oo lagu xiray Dikhil” ayuu yiri Cumar. Ujeedada u bambooyinka u soo qaatay Aadan ayaa ahayd inu kula dagaal lamo gumeystaha.
Cumar Cilmi Kheyre wuxuu BBC u she egay in markii uu Aadan xabsiga ka soo baxay uu sameeyey Riwaayad la oran jiray Arigaa Jirow Dawacada ha u jabin, taasoo ahayd billowgii halgankiisi afka ahaa is agoo maansada curin jiray, heesahana qaadi jiray.
Riwaayadaas waxay ahayd gobanimo-doon. "ariga wuxu ula jeedaa dadka reer Jabuuti, wuxuuna leeyahay ‘anigiyo duq daa dulli kugu qabnee arigaan jirow dawa cada ha u jabin’ isagoo iska dhigaya sidii nin xoolihii la hadlaya oo joojinaya” ayuu yiri.
Kooxihii xilligaas jiray sida gacan mac aan waxay ahaayeen kuwo gobbanimo do on ka hadla. Waxay isku jiil ahaayeen Sic iid Xamadh Qoodh iyo Ibraahim Gadhle oo halgankii gobannimada ee Jabuuti ay ku wada jireen.
Shakhsiyadda Aadan Faarax Samatar
"Aadan wuxu ahaa nin dhaqdhaqaaqiisu ku jahaysnaa sidii loo xoroobi lahaa. Wuxuu ahaa qof firfircoon, wuxuuna ahaa nin dad ka ka qosliya oo farxad galiya, wuxuuna cimrigiisa ku dhamaystay curinta suuga anta, gaar ahaan wixii ka dambeeyey mar ki xabsiga laga sii daayey” ayuu yiri Cumar Cilmi Kheyre.
Suugaantiisa waxay ahayd mid uu gum eysigu dhibsanayey sida uu sheegay Cu mar. "Dawladdana si sarbeeban ayaa lo ogu sheegi jiray wixii sixitaan u baahan”.
Inkastoo uusan macluumaad badan ka hayn dhinaca fankii Aadan Faarax Sam atar, misna wuxuu rumaysan yahay "inay aad u badan yihiinm riwaayadihiisa, majaaj ilooyinkiisa iyo heesihiisa”.
Wuxuu dareensan yahay Cumar in Aad an xilliyadii u dambeeyey ee da’ iyo caaf imaad darro ay isugu darsameen Aadan, dhaqaale darrana ay hasatay uu "dac-darraysnaa”, arrintaasoo ah mid ay suuga an-yahanno kalena la qabaan oo hore u soo martay.
Allah u naxariistee Aadan Faarax Sama tar wuxuu ku geeriyooday da’ 80aad, wuxu una ifka kaga tegey gabar iyo seddex wiil.
Maansadii u dambeeysay ee uu tiriyey Aadan Faarax Samatar
Tuducyadan hoose waxay qayb ka yihiin gabaygii u dambeeyey ee uu tiriyey Aadan Faarax Samatar.
"Anigoon digniin qabin hadduu
Malag isoo doono
Illayn diidi maayee haddaan
Dunida waydaarto
Iilkii damta ahaa haddii
Laygu dubuq siiyo
Dubkii layga beeroow haddeed
Nii damqani maayo
Dib intaan u soo baxo dalxiis
Niigu iman maayo
Diiwaanadii layga qoray
Soo darsiyi maayo
Waa daarti aakhiro waxaan
Daa’im ku ahaan
Kuwa iga danbeeyoow ducaan
Niga sugayaaye
Dul ahaan i saamaxa ifkii
Waan ka daadagaye
Alle na ii barya deeqdu waa
Mid aan dhamaaneyne."
XIGASHO:-BBC
MAXAAD KA TAQAAN HALKA UU SOOMAAL IDA UGA YIMAADO MAANDO ORIYAHA KANSARKA LAGA QAADO EE DHALINYARA DDA KU DHEX FAAFAY?
Taabuu Article information Author,Fatuma Maalim Role,BBC Somali Taabuuga waa nooc ka mid ah tubaakada aan qaaca laha yn, waxaa loo yaqaan naa Chewing Tobacco (tuba akada la calaliyo), ama Snustobbacco iyo Smokel les tobacco.
Tubaakada la calaajiyo waa mid caan ah oo ka mid ah kuwa aan qiiqa lahayn, wuxuuna isticmaalke edu ku badan yahay bulshooyinka qaaradda Aasiya.
Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa la sheegay in isticmaalkiisa uu ku batay dhalinyarada Soomaalida, oo rag iyo dumarba isugu jira, Sida uu BBC-da u sheegay Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed (Jalaaludiin) agaasimaha isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.
Waa tubaako afka la gashto laakiin tubaakada caadiga ah ayaa wuxuu uga duwan yahay muuqa alka iyo dhadhanka, wuxuuna ku jiraa bac sijil ah, wuxuu shabbahaa nacnaca, wuuna ka jaban yahay tubaakada ama sigaarka, waxaa sahlan in qof walba uu iibsado.
Alaabo badan oo tubaakadu ay ku jirto laguma sheego oo lama qeexo inay ku jirto.
Dadka ayaa laga yaabaa inay cunaan waxyaabo aysan waxba ka ogeyn.
Xarunta Nabadda iyo Dimuqraaddiyadda ee Hiil oo xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho, ayaa dar aasad ay dhowaan ka sameeyeen isticmaalka maan dooriyaha iyo ardayda degmooyinka gob olka Bana adir, ayaa waxay ku xuseen in taabu ugu ka mid yahay maandooriyeyaasha ugu badan ee ay dha linyaradu isticmaalaan.
Sida uu Soomaaliya ku soo galo
Taabuu-ga
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Taabuuga laguma beero dalka Sooma aliya, balse wuxuu ka yimaadaa wadamada caalamka, sida uu daraasad diisa ku xusay Dr Jalaaludiin.
Dalalka uu berigii hore ka imaan jiray waxaa ka mid ah Kenya, oo la soo raacin jiray diyaaradaha qaadka, balse wuxuu she egay in haatan si toos ah looga keeno dal ka Hindiya, isaga ka soo gala dek adaha waaweyn ee uu leeyahy dalka.
Wuxuu dhaqtarku sheegay in meesha ugu badan ee uu ka soo dego ay tahay dek adda Muqdisho, marka Soomaaliya la eegana, halka ugu badan ee laga isticma alo ay tahay magaalada Muqdisho.
Hindiya waa mid ka mid ah dalalka ugu badan caalamka ee laga isticmaalo taabu uga.
"Cilmi baaris laga sameeyay dalka Hind iya ayaa sheegaysa in 40kii ilbiriqsiba uu qof u geeriyoodo dhibaatada taabuuga, sid aasi waxaa ku socda dadka ku nool mag aalada muqdisho haddii and wax laga qabanin oo ay dowladda qaadin tallaabo lo oga hortagayo halista taabuuga." Ayuu daraasaddiisa ku yiri Dr Jalaaludiin.
Xarunta Hiil ayaa ardaydii horay u shee gay inay isticmaalaan maandooriyaha mar ka ay weydiisay meesha ay ka helaan mar ka ay u baahdaan isticma alka maandoo riyayaha, badankooda oo ah 51 una dhig anta (52%) ardayda la wareystay, waxay sheeg een in ay ka helaan dukaamada yaryar oo inta bad an cooshado ah. (22%) waxay sheegeen inay ka hel aan asxaab, maaddaama aysan rabin in la arko ayaga oo gadanaya maandooriyaha.
Sidoo kale 15 iyo 10 arday oo u kala dhiganta 16%), iyo (11%), waxay sheege en inay ku helaan si bilaasha ah iyo qoy ska dhexdooda.
Maxaa kaniinka loo siiyaa dameeraha Soomaa liya?Yaa isticmaala taabuuga?
Taabuu
Xarunta Nabadda iyo Dimu qraaddiyadda ee Hiil ayaa war eysatay arday ay da’doodu u dhaxayso 13 ilaa 20 sano.
Ilaa 97 arday oo ah (26%) ayaa sheegay in ay khibrad u leeyihiin si xun u isticmaalka mukhaa daraadka iyo maandooriyahaba, oo uu taa buugu ku jiro.Sidoo kale Dr Jalaaludiin ayaa sheegay in bul shada kale ee taabuuga isticmaasha ay ka mid yihiin darawallada gawaarida isaga gooshta gobollada dal ka, caasilayda iyo bajaajta, ciidamada qaar iyo kuwo kale. Wuxuu dhaqtarku sheegay in sababta ay u isticmaalaan ay tahay inay ka helaan nashaad iyo firfircooni.Halista caafimaadTubaako
Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed (Jalaalu diin) oo dara asad ka sameeyay isticm aal ka taabuuga ee magaalada Muqdisho, wuxuu ka sameys an yahay maaddada Nicotine (nikotayn) oo ah maaddo aad sida uu sheegay dhaq tarku khatar u leh caafim aadka. Guud ahaana sig aarka iyo tubaak ada noocyadeeda ayaa waxaa si doo kale ku jira maaddadaan (nikotayn).
Waxaa laga soo dhoofiyaa dalalka Hindi ya iyo Bangladesh, waxaa sidoo kale ku jira looska areca, caleenta betel, waxyaabo kala duwan oo dhadhan u yeelaya, dhir iyo sidoo kale tubaako.
Waxyaabaha ku jira ayaa laga yaabaa in la isku dardaro kaddibna la baceeyo oo la iibiyo.
Tubaakadan ma aha qaali si fudud ayaana loo heli karaa.
Si kastaba, ma jiraan shuruuc adag oo ka taalla tubaakada la calaajiyo ama taab uuga, sida sigaarka oo kale.
Way adag tahay in la iska daayo
tubaako
Taabuuga waa mid aadloo qabatimo waxaana lala xiriiriyaa khatarta kansarka afka, cudurrada cirridka ku dhaca iyo xanu unnada wadnaha.
Dhaqanka ruugidda tub aakada, waxaa lala xiriiriyaa dhaqanka bulshada Koofurta Aasiya ka soo jeedda.
Maaddaama aysan ka oollin shuruuc adag, waxay dad badan ku fekeraan inuu ka halis yar yahay noocyada kale ee tuba akada.
Keliya maaha inuu sababo kansarka afka, balse waxaa sidoo kale laga qaadaa kansarka dhuunta iyo caloosha, sida ay dhaqaatiirtu sheegeen
XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEUSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 12-KA LUULYO 2023-KA
..