Ganacsato taageeraysa Midowga Yurub

0
Wednesday June 22, 2016 - 15:34:31 in Wararka by
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsato taageeraysa Midowga Yurub

    Maalin ka hor, inta aan la qaban aftida in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub iyo inay ka mid noqoto, ayaa in ka badan hogaamiyayaasha kun ganacsato ayaa ka digay in hadii laga baxo Midowga Yurub ay u imaanayso hubaal la'aan shaqooyinga iyo ganac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin ka hor, inta aan la qaban aftida in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub iyo inay ka mid noqoto, ayaa in ka badan hogaamiyayaasha kun ganacsato ayaa ka digay in hadii laga baxo Midowga Yurub ay u imaanayso hubaal la'aan shaqooyinga iyo ganacsiga.

Warqad furan oo ay ku qoreen wargayska Times, ayaa agaasimayaasha shirkadaha oo shaqaaleeya in ka badan laba milyan oo qof ayaa sheegay in hadii Midowga Yurub laga mid ahaado ay jirto fursado badan oo maalgashi iyo koror dhaqaale.

Dadka u ololaynaya in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub ayaa sheegay in ganacsatada ay kala qaybsan tahay.

Fikradaha dadka laga soo aruuriyay, ayaa sheegaya in natiijada la filayo ee codaynta Khamiista bari ah ay aad isugu dhawdahay.

BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip