HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 8-DA LUULYO 2023-KA

0
Saturday July 08, 2023 - 08:11:02 in Wararka by
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 8-DA LUULYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Sheekh Aadan Madoobe oo magacaa bay guddi ka talabixiya heshiiskii Qaran ee Golaha Wadatashiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Mad oobe) ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadata shiga Qaran ee dhowaan u qabsoom ay DFS iyo Dowlad Gobo leed yada.

Golaha Wasiirada ayaa qo raalka heshii skaan usoo gudbisay Golaha Baarlamaan ka JFS si ay uga tal abixiyaan doorkooda ku aaddan meelmarinta han naanka heshiis kaasi iyo faa’idooyinka uu u yeel an karo bu lshada Soomaaliyeed.

Haddaba,qoraalka Guddoomiyaha Gola ha Baarlamaanka waxa uu u dhignaa sidatan:-

Xukuumadda Somalia oo shaacisay in dhawaan uu bilaabanayo howlgal loo bixiyey magac cusub

Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay Shalay kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha libka Deg-Degga ah.

Golaha ayaa ka dhageystay warbixinno Wasa aradda Difaaca iyo Taliyaha howl gal ka Wadaji rka ee Wejiga 2aad oo lagula da gaalamayo Al-Shabaab, taasoo la xiriirta diyaar garoowga wajiga labaad ee hawl gal lada dalka lo oga xoreynaayo, waxa ayna til maameen in uu dha aan bilaaban doono hawlgalkan oo loo bixiyey Libaaxa Madow.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka, Xamsa Cab di Bar re, ayaa hoosta ka xariiqay sida ay Xukuumadda DanQaran uga go’an tahay la dagaalanka Shab aabka. Sidoo kale, Golaha ayaa warbixinno ku saabsan deyn cafinta iyo Canshuur dhaaf ka, wax soo saarka Dalka (GDP) 2022 iyo Hannaanka Deeqaha Caalamiga ee (Som alia Aid) ka dha geystay Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorshay nta iyo Maalga shiga Caalamiga ah.

Guddigii qaban-qaabada Munaasabada ha 7baadka Xorriyadda, ayaa golaha la wa daagay sidii guusha ahayd ee ay ku soo dhammaadeen xuskii 7baadka xorriyadda oo dalka oo dhan lagu qabtay munaasaba do lagu wayneynayey, waxa uuna goluhu ku bogaadiyey guddiga sidii wanaa gsan ayd ee ay u agaasimeen xuskii maalmihii xorriyadda.

Go’aano kasoo baxay kulan ay yeesheen Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliy eed, Sarreye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa shir gud doomay shirka khamiis laha ah ee Taliyeyaasha Hoggamada iyo Faniy ada Madaxabanaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Shirka ayaa loo ga hadlay dhowr qodob oo kala ah;

1- Kor u qaadista wacyiga Saraakiisha ee qoo rshayaasha Dowlada ee dhanka Qaadista Cunaq bateynta Hubka JFS, u diyaargarowga Bixitaanka Ciidanka Mido wga Afrika ee African Union Transi tion Mis sion in Somalia (ATMIS) iyo Qeybinta tir ada labada heer ee Ciidanka Boliiska Soomaa liyeed ee heshiiskii Qaab-dhismee dkii Amniga Qaran.

2- Boggaamin iyo Mahadceli howlgala dii ay Ciidamada Amaanka ee asbuucii tag ay ee todo baadka Xuriyada iyo Maalmihii Ciidul Adxaa, taas oo keentay in aan falal amni daro ka dhicin Caas imada iyo nawaa xigeeda marka laga reebo Al-Shabaab 24kii dhowr baalooyo ee Gantaal mac mal ah oo aan waxyeelo geysan ku soo tuurtay gegida Caalamiga ah ee diyaaradaha Aa dan Cadde ee Muqdisho. Howlgalada su gida amniga ayaa saamaxay in ay si nabad ah ku soo dham aadaan damaashaadka munaasibadihii isku sidk anaa ee 7aadka xuriyada iyo maalmihii Ciida iyo in 62,000 oo qofood uu Madaxweynaha Jamhuu riya da Dr Xasan Shiikh Maxamuud uu qudbad taariikhi ah ka u jeediyo Ummadda.

3- Mustawaha ay marayaan diyaarita key dadka hubka ee Guud ahaan labada heer ee Cii danka Boliiska Soomaaliyeed, taas oo la jaanqa adeysa siyaasada DFSa.

4- Doorka CBS kaga aadan qoorshaha Xasi linta Goobaha lAl-Shabaab laga xo reeyay iyo ku wa u qoorsheysan in dhawa an laga xoreeye.

5- Adkeynta iyo Xaqiijinta Amniga Caas imada iyo meesha ay marayaan dhaqdha qaaqyadii u danbeeyay ee baarista iyo war bixinada la xariira Gantaaladii macma lka ahaa ee Al-Shabaab ku soo tuurtay 24kii June iyo 04 July 2023 M/ Caa simada ah si ay u dhibaateeyaan dadweynaha Soomaaliyeed, taas dhimaato ka soo gaartay qoys Somaaliyeed oo danyar ahaa. Gantaalka an macmalka ah, ayaa quburada Ciidanka Boliiska lo oga dhageystay sida ay ku dhac day inuu gacma ha Al-Shabaab galo iyo si da uu ku soo gaaray maadama uusan wad an qorigii laha ridi lahaa ay eey si macmal ah u farsameeyeen, taas ayaa kee ntay in loogu yeero macmal.

6- Howlgallo amaan oo ay labada Heer ee Cii danka Bolisku ka wadaan dalka oo dhan gaar aha an Magaalada Caasimada ah iyo nawaaxigeeda, howlgaladaas ayaa ka la ah; – Howlgalka la dag aalanka Burc ada Hubeysan, Howlgalka ladagaal anka Maandooriyaha, Howlgalka la dagaalanka Musuqa iyo Howlgalka la dagaalanka Al-Sha baab.

Iyada oo howlgalka Ciiltire iyo hirgalinta Xeer ka Xkameynta Hubka Caasmida ay qeyb ka yihiin Ciidanka Boliiska Soomaali yeed, Ciidanka Hay’ ada Nabadsugida iyo Sirdoonka iyo Ciidanka Pol izia Militaare ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Xigasho:-Radiorisaala.com

Agaasimaha Nabadsugida iyo Sirdoon ka Kenya oo soo gaaray Muqdisho & ujeedkiisa

Agaasimaha Guud ee Nabadsugida iyo Sir d oonka Kenya NIS Nuradiin Yusuf Xaaji ayaa Sha lay booqasho ku yimid magaalada caasimadda ah Muqdisho, iyada uu soo dhoweeyayAgaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Mahad Maxa med Salaad.

Booqashadan ayaa ah tii u horre ysay oo Muqdisho ku yimaado Aga asimaha Nabadsugida Kenya, iya doo maalmo ka hor uu Taliyaha Si rdoonka Kenya uu boo qasho qarsoodi ku tagay magaalada Kism aayo.

Labada hey’adood ee Sirdoonka Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka wa da hadli doona iskaashiga u dhax eeya iyo la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada, bishii hore ayay Sirdoonka Kenya xireen Ganacsade reer Mombasa ah.

Ganacsadaha ayaa lala xiriirinayaa inuu ku lug lahaa labo shixnad oo isugu jira qa lab ciidan iyo walxaha qarxa oo bilo ka hor lagu qabtay deked da magaalada Muqdi sho, ka hor inta aan la xirin Ganacsadahan laanta la dagaalanka Argagix isada Kenya ATPU.

Agaasimaha Guud ee Nabadsugida iyo Sirdoo nka Kenya NIS Nuradiin Yusuf Xaaji ayaa sidoo kale kulamo la qaadan doona Madaxda dowladda Federaalka Soomaa liya.

Guddoomiye ku xigeenka 2aad aqalka sare oo soo dhoweeyay golaha cusub ee loo dhisay SSC- Khaatumo

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee aqalka sare, Senator C/hi Xirsi Timacadde ayaa soo dhowe eyay golaha cusub ee Khaat umo-SSC, kuwaas oo Dorraad Laascaanood looga dhawaaqay.

Guddoomiye ku xigeenka aqalka sare ayaa sheegay in DFS iyo hay'adaha caala miga ah ay si dhow ula shaqayn doonaan maamulka cusub, si loo dardar geliyo u gargaaridda dadkii ku barakacay dagaalkii Somaliland ku soo qaaday Laasc aanood.

"Shacabka reer SSC-Khaatu mo, Punt land iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed waxaan ku dhiiriginayaa da rdargelinta gur madka, xoraynta iyo xasilinta deeg aanada ay weli dhibaatada ka wadaan maamulka Soomaalinimo diidka ah,” ayuu yiri Tima cadde.

Garaadada SSC ayaa soo dhisay 45 xubnood oo SSC- Khaatuma ku matalido ona arrimaha siya asada.

Golahan oo isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa beddelay 33-kii xubnood ee horey loo dhisay, kuwaas oo waq tigoodii uu dhama aday.

Golahan ayaa u shaqayn doona si ma amul ah, iyagoo wixii la xiriira arrimaha siy aasada iyo arrimaha biniaadantinimada ka la hadli Dowladda federalka Sooamaliya iyo hay’adaha samafalka ka shaqeeya.


Wasiirka Maaliyadda oo la laabtay Sha qa joojintii Agaasimayaasha iyo cadaadis la saaray

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Max amuud Nuur ayaa laalay shaqo joojintii uu Dorraad ku sameeyay Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaarad da Maaliyadda oo labadaba uu Dorraad sha qada uga joojiyay amar diido iyo wada sha qeyn la’aan.

Wareegtada uu shaqo joojinta kaga laa btay Wasiirka Maaliya dda ayaa lagu shee gay in laalista ku xusan wareegtadan aan ay burineynin jiritaanka eedeymaha maa mul sidaa darteed Agaasimaha Guud iyo Xisaabiyaga Guud Digniin, iyadoo madax da Wasaaradda si dhow ula soconayaan gudashada iyo hoggaansanaanta waajiba adka shaqo ee ay farayaan.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa she egaya in Wasiirka Maaliyadda uu cadaadis kala kulmay Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ku aadaneyd tall aabadii uu Dorraad shaqo joojinta ugu same eyay Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee dakhliga, sidaas darteed uu ware egtada uu Shalay soo saaray kaga laa btay.

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Max amuud Nuur ayaa warqadii Shaqa joojinta ee Dorr aad uu soo saaray waxaa ku xus neyd in Maxa med Cabdiraxmaan Anas oo ah Xisaabiyaha gu ud oo kamid ah Kooxda Madaxweynaha Sooma aliya, dhawaana lamagacaabay ayaa lagu eedeey ey dambi yo waa weyn oo ay kamid yihiin in uu to os u damiyey Systemkii SFMIS ee Canshuura ha Berriga ee dalka, curyaamiyey bixinta Mushahaar aadka dawladda oo dhan.

Ciidanka Booliiska oo Muwaadiniin Soo maali ah ku wareejiyay boosas loo heystay si sharci darro ah

Ciidamada Boliiska ee Gobolka Banaadir ay aa Shalay muwaadiniin Soo maali ah ku ware ejiyay 3 boos oo ku yiillay Degmooyinka Kaaraan iyo Hilawaa,kadib markii mu ddo dhowr sano ah dhula lkaasi looga heystay sifo aan sharci aheyn,

Ciidamada Boliiska ee G/Banaadir ,gaar ahaan qeybta bari oo fulineysa amarka Maxkamadda ayaa burburisay dhismo oyin ku yiilllay halkaasi,waxayna boosaskaasi ku wareejiyeen dadkii lahaa.

.Muuna Xasan Ibraahim oo kamid ahe yd da dkii dib u helay dhulalkaasi ayaa u mahad celisay DFS ,gaar ahaan maxkam adda G/,ciidanka Boliiska iyo maamulada Degmooyinka Kaaraan iyo Hilawaa.

Taliyaha Qeybta Bari G/lle Macalin Aad an, taliyaasha 2da saldhig ee kaaraan iyo Hilawaa iyo garsootayaal ka socday ma xkamadda G/Bana adir.ayaa goobjo ogay aal ka ahaa burburinta boo saskaasi iyo ku wareejinta dadkii lahaa.

Ma ahan markii ugu horeysay ee dad muwaa diniin ah lagu wareejiyo dhulal si sharci darro ah ay u heysteen dad leh dano gaar ah.

Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya oo shaaci yay magacyada 18 masuul oo loo haysto musuq maasuq

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda So oma aliya, Suleymaan Maxamuud Maxa med, ayaa shaaciyay liiska shaqsiyaad mas'uuliyiin ah oo DFS katirsan, kuwaasi oo loo haysto inay ku kac een dambiyo mu suq maasuq.

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay liiska uu shaac iyay inay isugu jiraan kuwa u xiran eedeymaha musuq maasuqa iyo kuwa dal ka dibaddiisa ku maqan oo uu sheegay in ay ka baxsadeen cadda aladda. Xeer ilaaliyaha wuxuu ka codsaday max kamadda inay soo muddayso maxkamad aynta iyo dhegaysiga dacwadda loo haysto eedeysanay aasha dhammaantood. Sidoo kale xeer ilaaliyhu wuxuu sheegay inuu ga canta ku hayo baarista galal kale oo la xiriira musuq maa suq iyo xatooyo dad weyne

Wuxuu sheegay in loo haysto dambiyo ay kamid yihiin, lunsasho hanti, dukument iyo been abuur ah, lunsasho iyo xatooyo hanti dadweyne, ka faa’idaysiga xafiis dowladeed, dayacaad iyo gudasho la’aanta waaj ibaadka saarnaa.

9 kamid ah eedeysanayaasha ayaa xir an, halka 9 kalena ay dalka ka maqan yih iin.

Magacyada eedeysanayaasha xiran.

Agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda So omaaliya.

1: Cabdullaahi Maxamed Cali- muddo xileedkiisa 6 August 2020

Agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada

2: Maxamed Cadde Muqtaar Cabdiraxm aan muddo xileedkiisa June 2015- July 2019.

Agaasimihii waaxda ajaanibta eehay’adda soc daalka iyo jinsiyadaha DF

3: C/hi Maxamed Cosoble

Agaasime ku xigeenka waaxda ajaanibta hay’ad da socdaalka iyo jinsiyadaha dowl adda federalka.

4: Cumar Macalin Cali (Cumar Katiin)

Madaxa hubinta fiiso kordhinta ajaanibta hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha DFS.

5: Saabir Xasan Cabdi nuur

Maamulka waaxda fiiso kordhinta hay’adda socda alka iyo jinsiyadaha DFS.

6: Aadan Maxamed Cabdi

Agaasimaha canshuuraha berriga ee gar oonka Aadan Cadde ee Wasaaradda maal iyadda.

7: Abuubakar Maxamed Cali

Qasnajiga qeybta dakhliga ajaanibta ee bang iga dhexe ee DFS.

8: Cabdiqaadir Cabdi Socdaal Abtidoon

Maamulaha Bangiga dhexe ee laanta gar oonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde

9: Maxamed Aadan Cabdullaahi.

Eedeysanayaasha maqan.

Madax qeybeedka ruqsad siinta ajaanibta ee was aaradda shaqada iyo arrimaha bul shada

1: Cabdiraxmaan Cabdi kariim Ibaarhim

Qasniga qeybta dakhliga ajaanibta ee laant a Aad an Cadde ee Bangiga dhexe Somalia.

2: Cabdullaahi Daahir wehliye.

Shaqaale katirsan waaxda ruqsad siinta ajaanibta ee wasaradda shaqada iyo arri maha bulshada.

3: Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim

Agaasimaha canshuuraha berriga ee wasaaradda maaliyadda XFS

4: Agaasime Muxidiin Xasan Saabeey

Madaxa qeybta canshuuraha dadban ee wasaa radda maaliyadda Soomaaliya.

5: Maxamed Idiris Axmed

Agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka iyo jinsi yadaha ee DFS

6: Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi)

Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka

7: Cabdulqadir Cilmi Cali

Agaasimihii hore ee waaxda ajaanibta ee socdaal ka iyo jinsiyadaha DFS

8: Cabdiraxmaan Maxamed Cali Caadle

Madaxii hore ee xaqiijinta codsiga mud do kor dhinta fiisaha ee waaxda ajaaniba ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha dow ladda federalka.

9: Abuubakar Xasan Aadan

Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaal ka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo sheeg ay inuu iscasilay

Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdiqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii hey’addaas, una gudbiyay istiqaaladiisa Wasaaradda amniga Gudaha.

Cabdiqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa ka mid ahaa 18 xubnood oo Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ku eedeysay musuq maasuq iyo lunsasho xoolo dadweyne.

Bayaan uu soo saaray ayuu ku sheegay eedey ntan loosoo jeediyay in ay tahay mid siyaasade ysan oo xafiisyada lagu go’aamiyay, iyadoo la hiigsanayo jago iyo shaqo.

Mr. Cabdul ayaa sheegay haddii uu garnaqsan lahaa inuusan jirin garsoor caddaalad ah oo la aamino karo. Wuxuu sheeay sharciga in gacmaha lagu wato.

Wuxuu sheegay intii uu xafiiska joogay in ays an jirin wax dakhli ah oo ay hay’addiisa maamu shay. Wuxuu sheegay muddadii uu jooogay xafii ska in 40% uu kor u kacay dakhliga hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha.

Ciidamada Dowladda oo howlgal ka sam eey ay deegaanno dhaca duleedka Muqdisho

Ciidamada Dowladda ayaa howlgal qor sh eysan ka sameeyay deegaano lagu tuh maayey kooxaha khawaariijta oo isku xira gobolada Banaadir,Sh/Hoose iyo Sh/ Dhexe.

Howlgalkaasi oo qaatay muddo saaca do ah,waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidamo ka so cday NISA,gaar ahaan Duufaan iyo kuwo kale oo ka tirsan ciidamada Boliiska ee u tababaran sida mileteriga.

Taliyaha ururja ciidanka Duufaan Taliye Karkaar iyo Taliyaha ururka guutada 1a ad ee ciidamada u tababaran sida mil eteri Dhamme Ma xamed Aadan,ayaa hogg aaminaayey howlgalkaasi qorsheysan oo ka dha cay deegaanada Geedfaqay sabyo beerta Cali Mahdi, walaleey,shirkada Gu mar iyo Basro.

Howlgalkaasi ayaa u dhacay si nabad ah, wax aana wararku ay sheegayaan in la gu soo qabtay Rag lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Khawa arijta.

Deegaana la beegsaday ee uu ka dha cay ho wlgalkaasi ayaa la xaqiijiyay in ay ahaayeen kuwo istaraatiiji ah oo isku xira gobolada Banaad ir,Sh.Hoose iyo Sh/Dhexe.

Puntland oo billaawday musaafurinta dadka kasoo jeeda qowmiyadaha kala duwan ee Itoobiya

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa billaabay inay degaanadooda ka musaafuri yaan dadka qa xootiga ah ee kasoo jeeda dalka Itoobiya, kuwaas oo muddo badan kunool degaannada Maa mulkaas.

Dowladda Hoose ee D/Gaalkacyo ayaa maa lmihii ugu dambeeyey wa day ururinta & daabulka dadka Itoobi yaanka ka ah ee ku nool jidadka Mag aalada Gaalkacyo.

Maamulka Degmada ayey u suurto gashay in ay dadkan isugu keenan hal go ob iyagoo la filayo dhawaan in dalkooda dib loogu celiyo.

Qaar kamid ah qaxootiga Itoobiya ah ee la aru uriyay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in iyagu ay doorteen in intii xerooyin lagu xareen lahaa in dalkooda dib loogu celiyo.

Guddoomiyaha G/Mudug Faysal Sheekh Cali iyo Duqa D/Galkacyo Xasan Mahamed Jaamacayaa kormeeray xarunta hoyga looga dhigay dad kaan iya goo u kuurgalay xaaladdooda nololeed.



Danjirayaasha Soomaaliya, Imaaraatka iyo Ro mania ee Ethiopia oo Addis Ababa ku Kulma

Danjire Cabdullaahi Warfaa oo mudooyinkii da mbe ku hawlanaa dar-dar gelinta arrimaha dibl omaasiyadeed ee uu ka hayo dalkaas Ethiopia ay aa la kulmay Safiirada dalalka Imaaraatka iyo Ro mania H. E Amb Mohamed Al Rashiid iyo Amb Ju lia Pataki waxayna isku afgarteen adkaynta xir iirka qotoda dheer ee u dhexeeya saddexda dal.

Safiir Warfaa ayaa danjiraha Romania si gaar ah ugala hadlay arrimaha axbarashada, isagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay sidii Dawladda Romania ay Soomaaliya uga caawin lahayd hina ca deeqaha Waxbarashada ee heer Jaamacaded.

Axmed Madoobe oo Jen.Gurey u ma gacaabay taliyaha ciidanka daraawiishta Gedo

General Cabaas Ibraahim Gurey ayaa loo magacaabay magacaabay in uu noqdo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Gobo lka Gedo

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Mad axwe ynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axm ed Madoobe) ayaa lagu soo magacaabay Taliyaha cusub.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Ma daxwe ynuhu uu garwaaqsaday muhiima dda ay leed ahay in dib-u-dhis lagu same eyo C/Daraawiishta Qaybta G/Gedo.

Tani ayaa imaanaysa maalin uun ka dib weerarkii maleeshiyada Al Shabaab ay ka gays teen Xerada CXD iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaan ka Gariley ee G/ Gedo.

Ciidamada degan Xerada Gariley ayaa u bad an kuwo ka amar-qaata Gen. Cabaas Ibraaim Gurey oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Xoog ga Dalka.

Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midow ga Afrika ee ATMIS ayaa 29-kii bishii June sheegay in xeraadaasi ay ku wareejiyeen CXD iyo Dara awiishta Jubbaland.

Militariga Kenya ee ka tirsan ATMIS ayaa 10kii sano ee ugu dambeysay degga naa xerad aasi, iyagoona qayb ka noqday qorshaha uu Haw lgalka ATMIS ku yarey nayo tirada ciidamada ka jooga dalka.

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraa wiishta jubbaland ayaa howlgal qorshay san ka fuliyay Afmadow iyo Kismaayo

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay 120 KM oo ah inta u dhexeeysa Degm ooyinka Afmadow iyo Kism aayo. Howlgalkan oo uu hog aaminayey Taliya ha Hay’a dda Nabad sugi da iyo sir doonka Jubaland Maxam ed Axmed Sabriye ayaa waxaa qayb ka ahaa Ciidamada daraaw ishata Jubaland iyo Ururka 5-aad guutada 16-aad kuma ando oska danab, mudadii uu socday howlg alkan waxaa lagu bur buriyay saldhigyo waawayn oo ay lahaayen kooxaha Khawaarijta ah, sidoo kale waxaa la qarxiyay dhowr miino oo ay doon ayeen in ay ku dhibaateen dadka shacabka ah ee wadoo yinka isticmaala.

Deegaanada ay ciidamadu ku baacsa deen Kooxaha Khawaarijta ah ee fariisi maha u aha waxa kamid ah Qalawlaha, Falaqaay, Reebaay, Fantooley, Harboole, Qumbi, Miidow, Shuufa, Habeedley, Cag libaax iyo deegaano kale dhama antood waxa ay fariisimo u ahaa khawaarijta.

QM iyo Midowga Afrika oo ka wada-hadlay arrimaha Soomaaliya

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, ayaa Shalay kula kulantay Muqdisho wafdi ka socday Guddiga M/Afrika ee Arrimaha Siyaasad da, Nabadda iyo Amniga, oo uu hog gaaminayay Sarjoh Bah, oo ah Agaasi maha Maaraynta khilaafaadka.

Catriona Laing iyo wafdiga ka socday Midowga Aftika ayaa ka wada hadlay xaal adda kala-guurka amniga ee Soomaaliya, waxayna hoostana ka xarriiqeen sida ay uga go’an tahay Midowga Afrika iyo Q/M.aTageerada geedi socodkan.

Guddiga horumarinta adeegga Bulsha da ee golaha shacabka oo la kulmay Ururka shaqaalaha Soomaaliyeed

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada ee golaha Shacabka ee B/ Soom aaliya iyo ururka Shaqaalaha Soomaaliy eed ayaa Shalay kulan ku yeeshay xarun ta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee ay ku sugan yihiin shaqaalaha So omaaliyeed iyo baahida loo qabo in la me el-mariyo Shuruucda Caalamiga ah ee Hay’adda Shaqaalaha Aduunka oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaano ILO.

Xoghayaha Guud ee Ururka Shaqaal aha Soomaaliyeed Md. Cumar Faar uuq ay aa warbixin Guud ka siiyay Guddiga Hor umarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS 11aad iyo xaalada Guud ay ku sugan yihiin Shaqaalo weynaha So omaaliyeed.

Sidoo kale, Cumar Faaruuq ayaa sha rxay hannaanka ay ku shaqeeyaan Shaqa alaha Soomaaliyeed iyo qaabka loo horum arin karo si kor loogu qaado aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqada taasoo ka saacidaysa fulinta hufnaanta iyo tayaynta Shaqada.

Wuxuu ka codsaday guddiga horumarin ta adeegga Bulshada ee golaha shacabka inay meel mariyaan shuruucda Hay’adda Caalamiga ah ee ee marka lasoo Gaabiyo loo yaqaano ILO.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo la kulmay Wafdi ka socda Turkiga

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaran ka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxa muud Macalim Cabdulle ayaa Shalay xar unta dhexe ee So DMA ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday dow ladda Turkiga si gaar ah Hay ’adda IHH ee oo ah Hay’ad Turki ah kana shaqeysa Caawinta arrimaha bini’aadamnimada.

Kulanka ayaa looga hadlay in Hay’a dda IHH Hay’add SoDMA ka taageerto sidii gargaar loo gaarsiin lahaa deeganadii dha waan la xoree yey,in goobahas iyo deega nada kale ee dalka laga hirgaliyo mashaa riicyo ay ugu horeyaan ce elal biyoodyo iyo goobo cafimaad,in ay ka taage rto dhanka Tababaradda iyo qalabeenta xarunta howl galada gurmadka deg-deg ah ee NEOC iyo in xiriirka labada Hay’addood sare loo sii qaado.

Wafdigaan waxaa hoggaaminayey Mad axa xiriirka Arrimaha gargaarka ee IHH Md.Taner Al tun,Hassan demir madaxa xafi iska IHH ee som aliya,waxaana kulankaan qeyb ka ahaa masuu liyiin katirsan Hay’ adda SoDMA.

Sarkaal katirsan AFRICOM oo beeniyay inay askar kaga dhinteen qarax lagu eegtay duleedka Kismaayo

Kooxda Alshabaab ayaa qarax miino la beegsatay kolonyo gaadiid ah oo ay la soc deen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Soo maali ah.

Weerarkan ayaa ka dhacay duleedka M/Kismaayo subaxnimadii Khamiista Sar kaal katirsan ciidanka Maraykanka ee AFR ICOM oo lagu magacaabo Kelly Cahalan, ayaa beeniyay in wax khasaare ah uu soo gaaray qaraxa lagula eegtay duleedka M/ Kismaayo

"Waxaa jira warar sheegaya inay jiraan dhaawacyo ciidamada Mareykanka. Warar kaasi sax maaha,” ayuu ku yidhi qoraal uu la wadaagay warbaahinta.

Alshabaab ayaa sheegay in weeraran oo ay ka fuliyeen inta u dhaxeeysa birta dheer iyo Harboole, uu ahaa weerar lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo oo ka amba baxay magaalada Kismaayo.

Alshabaab waxay sheegeen in khasaa re dhi masho iyo dhaawac leh ay rumeysan yihiin inuu gaaray ciidamada huwanta ah ee weerarka ay la eegteen, walow uu Mar aykanku sheeg ashadaas beeniyay.

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in ay aq balayso go'aan kasta oo kasoo baxa guddida doorashooyinka

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay mar walba diyaar u tahay in ay aqba sho jadwalka doorashooyinka ee ay soo saaraan guddida doorashoo yinku. Qoraal kasoo baxay fadhigii 113aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somalil and Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in guddida doorashooyinka oo kali ahi ay awood u leeyihiin cayimida wakhtiga door ashooyinka.

"Goluhu waxa uu isku raacay in Xuku umaddu marwalba diyaar u tahay Jedw alka doorashooyinka ee ay soo saaraan Ko mishanka Doorashooynka Qaranku oo ah hay’adda keliya ee awood sharci u leh cay imaadda wakhtiga la qabanayo doorasho oyinka" ayaa lagu yidhi qoraalka. Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maxkamada dastuuriga ah u gudbiy ay warqad ay kaga codsanayeen in ay fasi raad sharci ka bixiso xeerarka doorashooy inka ee isa soo gaadhay, taasi oo mucaara dku ay u arkaan in guddidu awoodeeda ku dhawaaqista mudada doorashada ay ku wareejisay maxkamada.

Haddaba, guddida oo dhankooda is dif aacay ayaa sheegay in maxkamada ay u ga baahanyihiin oo kali ah fasiraad sharci, wixii intaa ka danbeeyana ay iyagu ku dhawaaqi doonaan jadwalka doorashooyin ka la rajaynayo in ay qabsoomaan.

Guddida ayaa sheegtay in markii hore ay doorashada madaxtooyada oo kali ahi taagnayd, lakiin intii ay xilka hayeen sidoo kale uu dhacay wakhtigii sharciga ahaa ee 3dii xisbi ee hore, isla markaana ay ururo cusubi yimaadeen, taasi oo ku khasabtay in ay maxkamada la kaashadaan.

Dhallinyaro Soomaali ah oo qalalaaso ka geystay Mareykanka oo Dacwad lagu soo oogay

Waxaa magaaladda Minneapolis dac wad lagu soo oogay labbo wiil oo kamid ah dhallinya raddii Soomaaliyeed ee qalalaasaha iyo rabshad daha ka geystay M/ Minneapolis habeenimadii tallaadada ee ay bisha July ahayd 4, 2023.

Dhallinyrada dacwada lagu soo oogay ayaa kamid ah 11 wiil oo ay Booliska iyo laamaha ammniga kala duwan ee ka howl gala magaaladda Minne apolis ee dalka Mareykanka ay dambiyo kala duwan u qabteen 5 kamid ahna la xiray.

Labaddan wiil oo ay da’doodu kala tahay 17-sanno jir iyo 18-sanno jir ayaa ka mid ahaa dhall inyaro Soomaaliyeed oo qiy aastoodu kor u dha aftay 350 oo goobo ka la duwan oo ku kala yaala magaaladda Min neapolis qalalaase iyo rabshado ka qeystay.

Lix da’yar ah oo kamid ah dhallinyara dan ay oo Booliska siyaabo kale duwan u qabteen ayaa inta tigidho la xiriira dambi yada ay geysteen loo siiyay kaddibna gur yahooda loo kala diray, halka shanta kale loo taxaabay xabsiga dhallinyaradda da’ yarta ah loogu tallo galay.

Labaddan wiil ayaa lagu eedaynayaa dacw ado la xiriira in ay booliiska si ula kac ah ugu tuur een, ulana beegsadeen rashka ama bululeyr noo cyo kala duwan ah. Wiil ashan ayaa sidoo kale baaburtii ay bool iisku wateen ku riday rashka/ bululayrka, waa sida ku qoran eeda dacwada ah

Kenya oo sheegtay inay weerar ku dishay 20 katirsan Al-Shabaab

Ciidamada Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in 20 dagaalame oo katirsan Al-Shabaab ay ku dhi nteen howlgal ay ciidamadeedu ka fuliyeen dega anada dhaca xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Iyadoo ay roondo ka wad een M/Mandh eera, cutub ga ar ah oo ka tirsan booliska ay aa qaaday weerar gaadmo ah, halkaas oo ay ku dhinteen 20 Alshabaab ah, sida ay booliska ku sheegeen boggooda rasm iga ah ee Twitter-ka.

Boolisku waxay sheegeen inay soo fur teen hub kala duwan oo laga helay goobta weerarka, kuwaas oo ay ku jiraan qoriga darandooriga u dhaca iyo gantaallada rid dada dheer.

Weerarkan ayaa kusoo beegmay maal mo kadib markii Kenya ay shaaca ka qaa day inuu dib u dhac uu ku yimid qorshaha dib u furista xud uudka la wadaagto Soo maaliya.

Kenya waxay sheegtay inay la tacaalay so wee raro dhimasho badan dhaliyay oo ay ka dambe eyeen Ururka Al-Shabaab, ku waas oo ka dhacay meelo kamid ah waddanka Kenya.

Todobaadyadii la soo dhaafay Al-Sh ab aab ay aa kordhiyay weerarada ay ka gey sanayaan deg aano katirsan Gobolka Waq ooyi Bari, taas oo keentay inay Kenya dib u dhigto furitaanka xadka ay la wada agto Soomaaliya.

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weera rada Israa’iil ee ka dhanka ah qaxootiga Jenin

Xoghayaha guud ee Qaramada MidoobayAnto nio Guterres ayaa dhaleece eyay weerarada ciidamada Israa’iil ay ka fuliyeen xerada qaxootiga ee Jenin oo ka tirsan dhulka la haysto ee Daanta Gal beed Weeraradaan oo ah kuwii ugu ballaa rnaamuddo lab aatan sano ah waxaa ku dhaawacmay In ka ba dan 100 qof oo rayid ah, kumannaan qof ayaana lagu qasbay inay guryahooda ka car araan, iya doo bur bur uu asoo gaaray iskuullada , isbita allada iyo shabakadihii biyaha iyo korontada intii uu socday howlgalka ciidamada Israa’iil.

Guterres ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay ka hor istaageen dadka dhaawaca ah inay helaan daryeel caafimaad, ka dib markii shaqa alaha samafalka loo diiday in ay gaaraan dadka u baahan samat abixinta. Madaxa QM ayaa xas uus iyay Israa’iil in in ay mas’uul ka tahay in ay hubiso in dadka rayidka ah laga ilaaliyo dhammaan fala lka rabshadaha leh.

"Duqeymaha cirka ee Israa’iil iyo howl gallada dhulka ee lagu qaaday xero qaxo onti waxay ah aayeen rabshadihii ugu xu maa ee ka dhaca Da anta Galbeed ,wax ayna saameyn weyn ku yeela tay dadka rayidka ah,” Guterres ayaa sidaas yiri..

Biden iyo RW Sweden oo ka wada hadl ay ‘xubinimada Sweden ee NATO’

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee dalka Maraykan ka ku qaabi lay ra’iisal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson, xilli Maraykanku uu ka sha qaynayo sidii uu Turkiga ugu qancin lahaa inay meel mariyaan xubinimada Sweden ee NATO, ka hor kulanka ay gaashaa nbuurta NATO ku yeelanayaan dalka Lithu ania, toddobaadka soo socda.

Biden ayaa sheegay in Sweden ay awo od ku soo kordhin doonto Isbahaysiga NATO, sidaas aw geedna ay muhiim tahay in la meel mariyo xubin imadeeda. Turkiga ayaa weli ka cago-jiidaya inuu ansixiyo xubinimada Sweden, isaga oo hor dhigay shuruudo kala duwan, ka hor inta aanay ansixinin.

Ankara ayaa ku eedaynaysa Sweden inay gab aad siiso kooxaha mayalka adag ee Kurdiyiinta, kuwaas oo ay Turkey u aqo onsan tahay inay yih iin argagixiso. Turkiga ayaa ka dalbaday Sweden inay dib u hab ayn samayso, gaar ahaan, xeerko oda la dagaalanka argagixisada. Illaa haatan ma kala cadda, in la ansi xin doono xubinimada Swe den, shirka dhacaya toddobaadka soo socda

Xildhibaan ka Tir san B/maanka Fara nsiis ka oo sheeg ay in Alshabaab ay qayb ka yihi in Dag aalka L/caanood

Xildhibaanka tirsan Baarlamaanka Fa ransiis ka oo lagu magacaabo Olivier Cadic oo M/Harg eysa booqa sho ku joo ga, ayaa sheegay in ay ha yaan caddaymo ku filan oo sheegaya in Al Shab aab ay joo gto Laascaan ood.

Xildhibaan Olivier Cadic oo warba ahin ta kula hadlay Magaalada Hargay sa ayaa sheegay in uu helay xog ca ddayn u ah in Al Shabaab ay Laa scaanood joogaan.

"Waxan helay xog ku saabsan xaalada Laasca anood, waxa jira caddaymo ku filan oo muujinaya inay ku jirto Al Shabaab, Al Shabaab kali ah kha tar kuma aha Somal iland, waxay sidookale khat ar ku tahay dun ida dimuquraadiga ah oo dhan” ayuu yiri ‘Oliver Cadic oo ka tirsan Baarlamaanka Faransiiska.

Cadic ayaa hadalkiisa Waxa uu intaa ku daray loo baahanyahay in Somaliland laga taageero in sidii looga adkaan lahaa Al Shabaab, si aanay Somaliland Awoodeeda u wiiqmin, "Waa in aynu Somaliland ka taageerey naa sidii looga adkaan lahaa Al Shabaab, waana in aynu garab istaag naa Somaliland si aan loogu samayn faro galin ” ayuu yir’i Xildhibaan Cadic.

Hadalka ka soo yeeray Xildhibaan ka Tirsan B/Faransiiska ayaa ku soo aadaya Xilli Soomaalil and ay Taagee ro uga raadsaneyso Dawladaha Caalamka dagaalciidankeeda ay kula jiraan Ciid am ada SSC khaatumo oo ku sugan M/Laas caan ood islamarkaana Ciidanka Soomali land ka Difa acaya in ay la wareega an Magaaladaashiiska si loo soo afjaro rabshadaha.

Halkee ayuu ku sugan yahay Hoggaami yaha kooxda ee Wagner?

Yevgeny Prigozhin oo ah madaxa kooxda cal ooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner oo ho ggaaminayay kacdoonkii ciidan ee muddo kooban ka jiray bishii hore Ruushka – ayaa ku sugan gud aha Ruush ka, sida uu sheegay hoggaamiyaha, mudada dheer ee Belarus Alex ander Lukashenko.

Meesha uu ku sugan yahay Pri gozhin ayaa ah ayd qarsoodi tan iyo markii lagu ar kay koonfurta Ruu shka intii uu socday kac doonku.

Sida uu dhigayo heshiis lagu soo afj ara yo am ar diidada, ayaa dhigayay in eede ymaha ka dhan ka ah Prigozhin la laalo, loona oggolaado inuu u guuro Belarus.

Mr Lukashenko ayaa gacan ka geystay dhe xdhexaadinta heshiiska si loo soo afjaro rab shadaha.

Dowlada Holland Oo U Burburtay Sababo La Xiriira Siyaasada Magangalyadoonka

Dwladda Holland ayaa u burburtay sababo la xiriira kala duwanaanshaha xisbiyada isbaheysiga ee ku saabsan siyaasadaha mag angalya doonka.

Afarta Xisbi ee isbahaysiga ku ah xuku umada ayaa waxay a woodi waayeen inay heshiis ku gaaraan wadahadaladii xasa radda ahaa ee uu garwadeenka ka ahaa Ra’iisul Wasaare Mark Rutte.

Rutte, oo ah hogaamiyaha xisbiga midigta dhex e ee VVD, ayaa doonayey in uu adkeeyo xak ameynta isku keenida qoys aska magangalyo do onka ah, ka dib fadee xad sanadkii hore ku saa bsan xarumaha socdaalka ee buux dhaafiyay ee Nethe rland.

Waxa uu dalbaday in tirada qaraabada qaxoo tiga wadamadooda dagaalada ay ka dhaceen ee loo ogolaanayo in ay soo gal aan Netherland lagu soo koobo 200 oo ruux bishii, waxa uuna ku ha nj abay in uu ridi doono dowlada hadii taladu ay dha afi waydo, sida ay sheegtay warbaahinta Holland.

Laakiin xisbiga Christian Democratic ah ee bar tamaha Netherland ayaa si adag uga soo horjee stay qorshaha.

Afarta xisbi waxay yeesheen wadahadallo Arbaca dii iyo habeennimadii Khamiista si ay u badbaadiy aan dawladda taasoo xafiis ka la wareegtay Jan aayo 2022 oo keliya.

Doorasho cusub ayaa laga yaabaa in la qabto xilliga deyrta soo socda. Mr Rutte ayaa la filayaa in uu ku wareejiyo golahiisa wasiirada iscasilaada.

Soo jeedin lagu xaddidayo in loo oggola ado xubnaha qoyska ee qaxootiga ee hor ey u joogay Netherland ayaa sababay xii sad gaar ah.

Mr Rutte, oo 56 jir ah, waa ra’iisul was aarihii u gu waqtiga dheeraa ee dalka Hol land soo mara, wuxuuna xilka hayay tan iyo 2010. Dowladda had da jirta – oo xafiis ka la wareegtay Janaayo 2022 – waa isbah eysigiisii ​​afaraad.

Suuqii ganacisga ee Taywaan ee M/ Jigjiga oo dab-xoogle qabsaday

Dab xoog leh oo wadad qabsaday dha mmaan Suuqa Taywaan oo ah suuqa gana csi ee ugu weyn M/Jigjiga ee DFS ee dalka Itoo biya.

Dabkaan ayaa waxay warar ku sheega yaa in wada qabsad ay dhammaan suuqa oo dhan. Dab-damiskii soo gaaray ayaa ilaa hadda aan ku guuleysan in ay dami yaan.

"Suuqii weynaa ee Taywaan waa damb us. Waxaan ku tilmaami karaa musiibadii ka dhacay Suuqii weynaa ee Waaheen ee M/Hargeysa” ay uu yiri wariyaha Hiiraan Online ee DDS ee Ito obiya Gurmad dab-damis ah oo ka kala yimid Ha rge ysa, Dirdhabe iyo Harar ayaa soo gaaray goo bta uu dabka ka kacay, laakin nasiib daro inta ays an soo gaarin ayuu dabkaas is-qabsaday.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Talyaaniga oo geeriyooday

RW hore ee dalka Talyaaniga,Arnaldo Forlani ayaa Dorraad oo Khamiis aha yd geeriyooday, isagoo 97 jir ah. Arnaldo Forlani ayaa waxa uu Ra’I isul-wasaare soo noqd ay mud dadii u dhexey say bi shii October ee sanadkii 1980-kii ilaa bishii May ee sanadkii 1981-kii.

Waxa kale oo uu Labo jeer soo noqday Xo ghayihii Guud ee Xisbiga Christian Dem ocracy sanadihii 1969-kii ilaa 1973-kii, iy adoo mar kale loo doortay sanadihii 1989-kii ilaa 1992-dii.

RW geeriyooday ayaa waxa kale oo uu dhowr jeer soo qabtay Xilalka Wasiirka Dif aaca iyo Arr imaha Dibedda iyo Ku-xigeen RW iyo Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka dalkaasi.

Arnold Forlani waxa uu sanadkii 1925-kii ku dhashay magaalladda Dekedda leh ee Pesaro oo kaabiga ku haysa Badda Adriatic Sea.

Si kastaba, waa RW Labaad ee soo mara dal ka Talyaaniga oo geeriyooday wax ka yar hal bil, iyadoo RW hore ee dal kaasi, Silvio Berlesconi uu geeriyooday bi shii hore ee June 12-dii.

MAXAAD KA TAQAANNAA CUNNOOYINKA U FIICAN MASKAXDA?

Maskaxda Waxaa jira cunnooyin wanaajin kara xaaladdeenna, xusuusta iyo naga caawin kara in maskaxdu ay si fiican u shaqeyso. Uma Naidoo oo ah khabiir dhanka nafaqada ah ahna bare sare oo ka tirsan Jaamacadda Harv ard University Medical School, Mareykanka ayaa baaritaan ay sameysay kaddib ku talineysa cunooyinkan soo socda.

Caafimaadka maskaxda iyo cunnada ayaa si isugu xiran. Haddii cunnadu aysan ahayn mid caa fimaad leh, waxay saameysaa maskaxda.

Waxay khabiiraddan u sheegtay BBC in marka aad ka taxadarto cunnadaada, aad sidoo kale ka taxadartay maskaxdaada.

Haddaba waa kuwee cunnooyinka u fiican maskaxda?

Xawaashyada huruud Noocya da kala duwan ee xawaashya da waxay leeyihiin maaddoo yin suntan jirka ka hortagta. Waxaa ka mid ah huruudda, oo faa’iido u leh yare ynta isku buuqa iyo diiqadda. Huruuddu, waxaa ku jirta maaddada Curcumin oo yareysa diiqadda iyadoo beddeleysa kimistariga maskaxda.

Geed kale waa sacfaraanka. Baaritaan ayaa la gu ogaaday sida ay Naidoo sheegeyso, in sacf araanku wax weyn ka taro ka hortagga isku buu qa. Daraasado ayaa muujinaya in cunitaa nka sacfaraanku yareynayo calaamadaha isku buuqa ee qofka. Cambar boqollaal kun oo doollar lagu qiime eyay oo laga helay caloosha nibiri dhintay

Cunnooyinka qamiirka leh

garoor

Waxaa jira noocyo badan oo cunnooyinka la qamiiriyay ah. Waxaa ka mid ah caanaha ciirta, khudradda amaba sida burka lagu daray qamiirisada. Khud radda waxaa ka mid ah kuwa muddo biyaha lagu dhigay ee la qamiiriyay. Cunnooyinkan wax aa ku jira bakteer iyo u fiican kaadi-mareenka oo yareyn aya diiqa dda. Cunnooyinka la qamiiriyay ayaa faa’iidooyin dhowr ah u leh maskaxda. Dar aasad sanadkii 2016 la sameeyay ayaa muujina ya in cunnooyin ka la qamiiriyay ay difaacaan mas kax da, ayna wa naajiyaan xusuusta hoosna u dhiga an garaad yar ida, sida ay sheegtay Naidoo.

Tusaale, ciirta dabiiciga ah ayaa ah mid faa’iido leh oo qofku maalin walba ku darsan karo cunna da uu maalintii cuno. Looska

Loos Maaddooyinka sunta ka hortaga ee ku jira dufanta omega-3 ee laga helo nooc looska ka mid ah oo l agu mag acaabo walnuts ay aa sare u qaadi kara xusuusta iyo hab fekerka. Dhanka kale, loosku wuxuu leeyahay dufan caafimaad leh iyo saliido ay u baahan tahay maskaxdeenna si ay si hagaa gsan ugu shaqeyso, iyo sidoo kale fitami inno iyo macdan sida tan

selenium eel aga helo looska nooca Brazil nuts.

Naidoo ayaa ku talineysa in maalintii la cuno 1/4 koob.Waxaa looskan lagu dari karaa waxyaa baha kale ee aa cunno amaba sidooda ayaa loo cuni karaa.

Shukulaatada madow shukulaato

Shukulaatada madow waxaa ka buuxa m acd anta birta, oo caawisa dahaarka difaaca neerf ay aasha. Qiimeyn lagu sameeyay in ka badan 13, 000 oo qof sanadkii 2019 ayaa lagu ogaaday in d adk sida joogtada ah u cuna shukulaatada madow ay 70% hoos u dhigeyso khatarta isku buuqa. Shu kulaatada madow waxaa ku jira maa ddo oyinka ka horta da sunta jirka oo aad faa’iido u leh. Afokaadhada

afokaadhoAfokaadhada waxaa ku jira xaddi sare oo maaddada magnesium ah, oo muhiim u ah shaqada maskaxda.

Waxaa jira daraasado aan xisaab lahayn oo sheegaya in isku buuqa lala xiriiriyo yaraanta maa ddada magnesium.

Tijaabooyin badan oo lagu sameeyay bukaanno lagu dawe eyay inta u dhaxeysa 125 ilaa 300 milligraam oo magnesium ah ayaa muujinaya inay degdeg uga soo kabteen isku buuqa. "Waxaan jeclahay in aa afokaadho ku qaso digirta iyo saliid saytuun kadibna marsado roodhi iniin kala duwan ka sa mey san, amaba aan ku cuno khudrad,” ayay tiri Nai doo.

Khudradda cagaaran

khudrad Khudradda cagaaran, si da koostada ayaa isbeddel weyn ku sameeya caafimaadkeenna, sid a ay sharra xeyso khabiiradda. In kastoo aan aad loo ogeyn hadd ana runtu wa xay tahay in khudradda cagaaran uu ku jiro fita miin E iyo maaddooyinka carotenoids iyo flavonoids, kuwaasoo ah nafaqooyin ka horta ga xusuus la'aanta iyo garaad yarida, sida ay Nai doo sheegtay.faa'iido kale oo cunnooyinkan laga helo waxaa ka mid ah inay ku jirto maaddada folate, oo ah nooc dabiici ah oo fitamiinka B9 ah kaasoo muh iim u ah sameysanka unugyada cas.

Yaraanta folate ee jirka ayaa sababi kara dhib aatooyinka dhanka neerfaha ah. Taasina waa sab abta fitamiinkan uu muhiim ugu yahay xususta.XIGASHO:BBC



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip