HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 3-DA LUULYO 2023-KA

0
Monday July 03, 2023 - 08:17:10 in Wararka by
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 3-DA LUULYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xog: Villa Somalia oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta khilaafka PUNTLAND

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa billowd ay dadaalo la xiriira sidii xal looga gaari lahaa khil aafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya maamulka Puntland, sida ay Sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online.

Villa Somalia ayaa la sheeg ayaa inay dadaal xooggan ku bixinayso inay si deg deg ah wada-hadal ula furto xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni.

Sida ay sheegtay Caasimada Online in ay u sheegeen illo wareedyo si dhow ula socda arrin taan, tallaabadan ayaa timid kadib markii ay Villa Somalia ay walaac ka muujisay hadal dhawaan kasoo yeeray Wasiirka Maaliyadda Puntland.

Wasiir Dhabancad ayaa sheegay in maamulk iisa uu doonayo in la hakiyo hana anka deyn caf inta dalka, oo meel wanaags an maraya, illaa inta laga heshiinayo khil aafka siyaasadeed ee DFS iyo maamulka Puntland.

"Madaxweynaha (Xasan Sheekh Maxa muud) iyo Ra’iisul Wasaaraha (Xamza Cabdi Barre) ay aa bilaabay inay xiriir la sameeyaan dhinacyda ka la duwan oo saameyn ku leh siyaasadda maam ulkaasi (Puntland) si ay ugu kala dab qaadaan ma amulka Deni iyo Villa Somalia,” ayey Caasimada Online sheegtay in ay u sheeg een illo ware edyo muhiim ah.

Sida muuqata madaxda sare ee dalka ayaa raa dinaya in si dhakhso ah u furmo wada-hadal ay la bada dhinac ku gaaraan heshiis siyaasadeed lagu soo afjarayo khilaafka Puntland iyo Villa Somalia.

Haddii ay tani dhacdo waxaa laga baaq san doona in uu fashilmo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo xilligaan mar aya marxalad wan aagsan, balse laga cabsi qabo in khilaafka labada dhinac uu saame yn ku yeesho haddii uu sii socdo.

Puntland ayaa dhankeeda marar dhowr ah kor u sheegtay inay diyaar u tahay in wada-hadal lagu dhameeyo khilaafka siya asadeed ee kala dhax eeya dowladda federaalka, balse lama oga inay aqbali doonaan dadaalada ay Villa Somalia ku do oneyso in miiska wada-hadalka la is ku gu yimaa do, oo heshiis looga gaaro khil aafka taagan.

Si kastaba, Arrimahan ayaa imanaya xilli la ru meysan yahay in xiriirka Villa Somalia iyo maam ulka Deni uu marayo heer kii ugu liitay, kaasi oo saameyn weyn ku ye eshay wada-shaqayntii laba da heer dow ladeed.Xigasho:-Caasimadda.net

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo ka hadashay xukun Lacageed oo ay ku riday Maxkamad ku taala dalka Kenya

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka hadashay xukun ay ku riday Maxkamad ku ta ala magaalada Nairobi ee dalka Kenya, taasoo la xariirta dacwad ay kusoo oogtay Shirkadda dhis maha Kings ley Construction Limited oo ku dacw ootay in looga baxay heshiis qandaraas oo dib u dayactir loogu sameynaayay dhismaha Saf aaradda Soomaaliya ee Kenya.

Maxkamadda ayaa dowladd a Sooma aliya ku xukuntay lac ag dhan 23 Milyan oo ah Shil inka lacagta dalka Kenya oo mag dhaw ahaan loo siinayo shirkadda Kingsley Consturction Limited.

Xukunka kasoo baxay Maxkamadda wa xaa ka horyimid Qunsulka Safaaradda Soo maaliya Ke nya Xabiib Maxamed Cigaal oo la hadlay War baahinta ayaa sheegay in Maxkamada aysan la soo socod siin Safaa rada eedaha laga gudbiyay ayna xukunka maxkamadu riday ka arkeen War baahinta, islamarkaana aysan jirin wax heshiis ah oo af iyo qoraal midkoodba ah ay Safaaradda Soomaaliya la gashay shirkada dacwootay.

Hadalka Qunsulkka ayaa imaanaya, iy adoo shirkadaan la sheegay iney dacwada ku soo oog tay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya sanad kii 2019-kii, waxay shirkadda ku dooday in Safaarad da ay jebisay heshi iska una diidday shaqaalaha shirkadda in ay bilaabaan mashruuca iyo inay bixi so lac agtii harsaneyd oo ay ku sheegtay Sh23.4 milyan ahayd oo lacagta Kenya ah.

Si kastaba ha ahaatee dhismaha Safaa radda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xa riga laga jaray sanadkii 2020, markaas oo uu wasiirka arrim aha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad uu xariga ka jaray ka dib dayactir lagu sameeyay dhismaha Saf aaradda.

Guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qax ootiga oo xilka kala wareegtay guddoomiyihii hore

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ay aa Dorraad xilka u kala wareejiyay marwo Safiyo Xasan Maxamed, Guddoo miyaha cusub ee Hey ’adda Qaxootiga Qaranka iyo guddoomiyihii hore ee hey’adda guddoomiyaha cusub ee Hey’a dda Qaxootiga Qaranka.

Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa kula dardaarmay gu ddoomiyaha cusub marwo Saf iyo dardargelinta shaqada hey’ addan muhiimadda u leh qaranka, isaga oo sidoo kale ku ammaanay guddoomiyihii hore marwo Aa mina howlihii ay soo qabteen.

June 8, 2023, Golaha Wasiirrada XFS ayaa an sixiyay hoggaanka cusub ee hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka kadib markii ay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Feder aalka iyo Dib u heshiisiinta.

Qodob kamid ah heshiiskii Golaha Wada tashi ga ee doorashooyinka oo fashil may

Waxaa hal bil iyo dhowr cisho laga jooga markii Golaha Wadatashiga Qaran uu saxiixay heshiis muran badan dhaliyay oo lagu beddelay habka do orashooyinka dal ka iyo hanaanka ay u dhisan ta hay dowlad nimada Soomaaliya.

Durba waxaa buray oo hirgeli waayay qodob ka mid ah heshiiskan oo aheyd inuu ku fulo bil guda heed. 27-kii bishii May ayaa la saxiixay heshiisk an, kaasi oo la kulmay diidmo bulsho iyo mid siyaasadeed.

Sidoo kale beesha caal amka oo iyadu siyaasad ah aan, dhaqaale ahaan iyo mi latari ahaanba caawisa dow ladnimada Soom aaliya ay aa taxadar ka muujisay heshiiskii Golaha Wadata shiga Qaran. Sababta uu taageero bulsho u wa ayay heshiiskan, waxaa lagu sheegay in beela ha qaar ay diidan yihiin in laga guuro hana anka 4.5 oo laga reebay qoraalkii heshiis ka, balse dib laga ogaaday in lagu he shiiyay in la tuuro.

Beelaha qaar waxay diidan yihiin in ra’iisul was aaraha la tirtiro oo madaxweyne ku-xigeen loo gu uro, qaarna waxay ka soo horjeedan sheekada la ba xisbi. Dhamaan qodobadan waxaa la isku ra asan ya hay inay u baahan yihiin doodo iyo heshiisyo inta an ka gudo weyn.

Qodobka 12-aad ee heshiiskaas wu xuu ka hadlayay dhismaha guddiga mada xa-banaan ee doorashooyinka iyo soohdi maha. Guddigan oo la gu heshiiyay inuu 15 xubnood ka koobnaado wa xa 3 xubnood laga sugayay dowladda dhexe, hal ka shan ta maamul goboleed iyo gobolka Banaadir laga rabay inay min 2 xubnood soo maga caaban. Sida ku cad qoraalkii lagu heshiiy ay bil gudaheed oo ka bilaabaneysay habeenkii heshiiska la saxiixay ee 27-kii May ayay aheyd in lagu soo magacaabo xubnahaan, laakiin waa sha qeyn weysay oo sidaas ayuu ku buray qodo bkaan.

Inkasta oo Puntland ay hore u diiday guud ah aan heshiiska, haddana intii kale ayaa iyaguna wax tallaabo ah u qaadin fulinta qodobkaan. Waa qodobkii ugu horre eyay ee durba lagu fulin waa yo xilligii lagu balamay.

Iyada oo aan xal loo helin tabasho oyinka Punt land ma la dhisi karaa guddi gan, iyaduna waa su’ aal kale oo meesha taalla. Laakiin sida muuqata qaar kamid ah dhinacyadii heshiiskan saxiixay ayaa laga dareemayaa in aanay tabar badan ga lina yn fulintiisa iyo ku qancintiisa bulshada.

Madaxda maamul goboleedyada oo iy agu markii hore aad ugu cadaadinayay madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud in heshiiskaan la gaaro ayaa markii ay heleen muddo kororsigii rabeen waxaa ka muu qata in aanay hadda waqti badan iska galin ayn fulinta qod obada kale ee heshiiska.

Xigasho:-Caasimadda.net

Taliyaha Sirdoonka KENYA oo qarsoodi ku tegay KISMAAYO + Qorshaha

Xog aysheegtay in ay heshay Caasim ada Onl ine ayaa sheegeysa in Dorraad oo Axad ah tali yaha guud ee hay’adda Sirdo onka Qaranka Ken ya ee magaceeda loo soo gaabiyo NIS, Nuuradiin Yuusuf Xaaji uu booqasho qarsoodi ah ku tegay Kismaayo.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa in noo sheegay in Nuuradiin Yuusuf Xaaji uu kulan gaar ah madaxweynaha Jubbaland kula yeeshay xar unta madaxtooyada maa mulkaasi.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadl ay ammaanka deegaan ada dhaca xadka iyo howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday kororka weerar ay Al-Shabaab ka fuliyaan gudaha dalka Kenya, gaar ahaan gobollada Lamu iyo Wa qooyi Bari, halkaas oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka dhac een qaraxyo iyo weeraro kale oo kha saare xoogan dhaliyay.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Axmed Mad oobe iyo Nuuradiin Xaaji ay si gaar ah diiradda u gu saareen wadahadalk ooda wejiga labaad ee dagaalka ka dhan ka ah Shabaab, kaas oo qors huhu yahay inuu ka billowdo Jubbooyinka oo ay ka howlgalaan ciidanka Kenya.

Dhaka kale, ma jiro illaa iyo hadda wax faah-faahin ah oo ay Jubbaland ka bixisay socdaalka taliyaha Sirdoonka Kenya uu ku gaaray magaallo xeebeedka Kismaayo.

Booqashada Nuuradiin Xaaji ayaa kusoo aade yso, ayada oo Dorraad sidoo kale Kismaayo uu te gay taliyaha ciidanka difaaca Kenya, Jen. Francis Omondi, kaas oo isna wadahadal la yeeshay ma daxwe ynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, Axmed Madoobe.

"Kulanka ayaa lagaga hadlay arrimaha amni ga gaar ahaan wajiga labaad ee howlgalka dalka lagaga xoraynayo kooxa ha argagixisada ah si ga ar ahna howlgalka deegaanada Jubaland oo ay ka qeybgal ayaan Ciidamada Dowladaha dariska ah” ayaa lagu yiri war qoraal ah kasoo baxay ma daxtooyada Jubbaland. Si kastaba, muddooyinkii u dambeeyay Kenya ayaa dhaq-dhaqaaq culus ka wad day xadka ay la wadaagto Soomaaliya, wa xaana socdaalka saraakiisha amniga Ken ya ay ku tageen Kismaayo lala xiriirinayaa qorsho ay u ga hortageyso weerarada kor dhaya ee Al-Shaba ab.

Puntland oo sheegtay inay qabatay sha kab ado Shabaab katirsan oo qorsheyna yay inay qaraxyo geystaan maalmaha ciidda

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Punt land, Faysal Sheikh Cali jifo-jabsade, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen shabak ado katirsan Al shabaab, kuwaas oo uu she egay inay doonayeen inay qaraxyo ismiid aamin ka fuliyaan goobaha la gu ciidayo ee Gaalkacyo.

Guddoomiyaha gobolka Mud ug wuxuu sheegay sidoo kale in laamaha amnigu ay qabteen Shabaabkii Gaalkacyo dilalka ka geysan jiray muddooyinkii ugu dambeeyay.

Ma sheegin guddoomiyuhu goorta iyo m eesha lagu qabtay shabakada Alshabaab ee qorsheyna yay weeraro ka dhan amniga magaalada Gaalka cyo. Hase ahaatee wuxuu tilmaamay in laamaha amnigu tallaabo adag qaadeen, isagoo sheegay in la fashiliyay dhagaro iyo khataro amni oo lagu fashilin lahaa nabad galyada Gaalkacyo.

Hadalkan ayuu guddoomiyuhu ka shee gay is ku soo baxa ciida Carafo, halka as oo uu shacab ka ku baraarujiyay in aanay ka baqin inay hay’ad aha amniga lasoo wadag aan xogta amniga, si doo kalena aysan guryahooda ka kirayn qof aan la garanayn.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Waki ilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fe deraalka iyo Dib u heshiisiinta ee XFS Md.Axmed Macalin Fiqi ayaa Dorraad la kulmay ergayga ga arka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaal iya ahna madaxa ATMIS Ambassador Maxamex El-Amine Souef, taliyaha ciid anka ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding iyo Taliyaha Boolisk

a ee ATMIS.

Arrimaha labada dhinac ay aa kulan kooda dadaallada nabad dhiska, xasillin ta deegaannada dhawaan la xoreeyay iyoqaar kale, iyadoo kulanku uu ku soo dha mmaaday is fahan ku aadan sidii loo xoojin lahaa howlaha hor tabinta leh ee labada dhinac ay ka wada shaqeyn ayaan.

Maamulka Beledweyn oo war cusub soo saar ay, kuna dhowaaqay in amarka

Guddoomiyaha maamulka degmada Bel edw eyne Cumar Cismaan Calasow oo Dorraad u warr amay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda guud ee magaaladaasi, oo ay weli ka taagan tahay xii sad xoogan oo ka dhalatay xilka qaadistii lagu sa meeyay guddoomiyihii hore ee G/Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan.

Ugu horreyn Calasow ayaa ka warbi xiyay howlgal amni xaqiijin ah oo ay ka sameeyeen xaafad aha degmadaasi, kadib markii ay kusoo kordheen dhaca mootooy inka, wuxuuna tilmaamay in laamaha amm aanka ay qaadeen talaabooyin lagu sug ayo amniga degmada.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale soo ha dal qa aday xiisadda siyaasadeed ee ka taa gan M/Bele dweyne, wxuuuna farriin u diray ciidamada amm aan ka, gaar ah aan kuwa Booliska oo uu ugu baa qay in ay san ku milmin arrimaha siyaasadda ee haatan taagan.

"Waa iska caadi dhaqanka siyaasadeed marar ka qaar inuu buuq dhaco, waana iska xalismaa, balse waxaan rabnaa in aanu sa ameyn ciidama da ammaanka, sida Bool iska, annaga haddaa na hay heer degmo waxaas waxba nagama gelin” ayuu yiri guddoomiyuhu.

Guddoomiye Calasow oo hadalkiisa sii wata ay aa shaaca ka qaaday in ka degmo ahaan aysan shaqo ku laheyn arrimahaasi, islamarkaana ay sii wadi doonaan sha qooyinkooda. Sidoo kale wu xuu intaasi kusii daray in magaalada uu ka shaqe yn doono hal amar, kaas oo ka imaanaya kaliya dowlad goboleedka HirShabelle.

"Magaalada Beledweyne hal amar ayaa ka shaqeynayo waana kan Hirshabe elle” ayuu mar kale shirkiisa jaraa’id ku yiri guddoomiyaha maa mulka degmada Beledweyne. Ugu dambeyn wux uu baaq culus u diray da dka deegaanka, isaga oo ugu baaqay inay kala shaqeeyaan amniga, un a hiiliaya an dowladnimada iyo kala dambeynta.

"Ma dooneyno in loo hiiliyo amni darr ada, laakiin waxaan rabnaa in loo hiiliyo dowladnima da,wanaaga iyo kala dambe ynta” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli Cali Jeyte uu dhaq-dhaqaaqyo ciid an uu ka wado Beledweyne, isaga oo uga dhowaaqay maamul la magac baxay ‘Hii raan State’.

Wafdi isimo ah oo gaaray Garowe si ay qeyb uga noqdaan xal raadinta khilaafka Deni iyo mucaaradka

Waxaa magaalada Garowe gaaray wafdi isimo ah, kuwaas oo halkaas u tagay ka qeyb galka shir ay Isimadu kaga hadli doonaan sidii loo dhamayn lahaa khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan madaxwe ynaha Puntland iyo mucaaradka.

Isimada gaaray Garowe, waxaa kamid ah Isla an Bashiir Islaan Cabdulle, oo kasoo safray M/ Gaalkacyo. Horey wa xaa magaalada Garowe u joogay isimada Nugaal, iyo kuwa SSC oo horey mar isugu dayay inay xaliyaan khilaafka De ni iyo mucaarad kii sa, balse ay socon weyd ay.

Dhinaca kale, siyaa siyiin ay kamid yihiin raysal wasaarayaashii hore ee Soom aaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Cabd iweli Gaas ayaa laftooda berri kusoo wajahan Gar owe. Waxaa la filayaa inay qeyb ka qaataan xal raadinta mushkiladda siyaas adeed ee ka jirta Puntland.

Isimada Puntland oo ah marjaca ugu dambee ya, ayaa la filayaa in talooyinka ay soo jeediyaan ay noqon doona kuwa xal u noqon doona muran ka ka taagan doorash ada Puntland, inkastoo la ogyahay in horey loo tixgalin waayay baaqyadii Isimadu ka soo saareen colaaddii Bosaso.

Labada dhinac ee is haya midba kama uusan hadlin kaalinta ay isimada ka qaad anayaan dami nta colaadda iyo in heshiis laga gaaro khilaafka. Hase ahaatee, isim ada ayaa la fahansan yahay inay cadaadis ku saari doonaan cid walba inay qaadato go’aanada ay soo jeediyaan.

Taliyaha Ciidanka xoogga oo kormeeray fariis imaha ciidanka xoogga ee degmo oyinka Galcad iyo Ceel dheer

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow ayaa ayaa safar kormeer ah ku tagay xerooyinka Ciid anka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Degmooyiinka Galcad iyo Ceel dheer ee Gobolka Galgaduud.

Taliya ayaa ciidamadda xoogga dalka Soomaaliye ed ee ku sugan aagga hore e dagaalka ku booriyay naf-hurnimadooda iyo sida ay kaga go’an tahay ciribtir kooxda khawaarijta oo horray gacanta ugu hayey degmooyinkan balse laga saaray.

Hanti-dhawraha oo warbixino xasaasi ah u gudbiyay BF Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa Dorraad Labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka Soo maaliya, xafiiska Madax weynaha iyo xafiiska Ra’iiisul wasaaraha u gudbiyay warbixino xasaasi ah oo ku aadan sannad maaliyadeedkii dhamma ad ay ee 31-kii Diseembar ee sanadkii hore 2022.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Hant idhowraha ayaa waxaa lagu sheegay in warbixinnada uu gud biyay ay kala yihiin warbixinta baarista u hoggaansanaanta sharciga (Complian ce Audit Report) iyo warbixinta baarista maaliyad eed ee dow ladda (FGS Financial Audit Report) ee san nad-maaliyadeedka dhammaaday 31-da Diseembar 2022.

Talaabadan ayaa ah midii ugu horeysay ee uu qaado xafiisku soona soo saaro warbixinnada ba arista si waqtiyeysan, sida lagu sheegay warsax aafadeed kasoo ba xay Hantidhowraha.

"Haddaba XHGQ oo gudanaya waajibkaas da stuuriga ah waxa uu markii ugu horreysay soo sa aray warbixinnadiisa baarista si waqtiyeysan, isa ga oo u gudbi yay labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, xafiiska Madaxweynaha JFS iyo xafiiska R/ wasaaraha XFS si waafaqsan shar ciga” aya lagu yiri qoraalka. Warbixinnada uu xafiisku gudbiyay ee la xiriira sanad maaliyadeedka dhammaad ay 31-ka Diseembar 2022 ayaa sidoo kale ah kuwo waafaqsan shuruucda dalka iyo heerarka baarista Hantidhowrada Caalami ga (IISAIS), waxayna kala yihiin:

1-Baarista U-hoggaansanaanta Sharciga (Copm liance Audit)

2-Baarista Warbixinta Maaliyadeed ee dowla dda (Finacial Audit) Xafiiska Hantidhowrka Guud ayaa warb ixinnadan waxa uu kusoo bandhigaa talo oyin lagu xoojinaayo isla xisaabtanka, da ah-furnaanta iyo hufnaanta nidaamka maa liyadda ee dowladda, si kor loogu waxqaba dka hay’adaha iyo awooddooda la xiriirta bixinta adeegga dadwe ynaha.

Warbixinnadan ayaa lagu soo saari doonaa Faafinta Rasmiga isla markaana loo soo bandhigi doonaa dadwaynaha mud do hal (1) bil ah kaddib sida uu qabo Qod obka 45, farqaddiisa 4 ee Sha rciga Maare ynta Maaliyadda Guud (Sharci Lr. 17, ee 25/12/2019).

Wiil yar oo ku naf waayay dab qabsaday guri ku yaala magaalada Hargaysa

Sida ciidanka Dabdamiska Somaliland sheeg ay wiil yar ayaa ku naf waayay dab qabsaday guri ku yaala xaafada Half Lo ndon ee M/Hargaysa

Qoraal lagu baahiyay boga Facebook ee ciidan ka dabdamiska ayaa lagu xaqiijiyay dhimashada wiil ka yar, waxaana lagu sheegay in dabdamisku ay markii danbe dabka bakhtiiyeen, isla markaan ay maydka guriga kasoo saareen.

"Alle haw Naxariistee Wiil yar ayaa ku dhintay dab qabsaday guri daara oo ku yaala xaafada Hal f-london, ciidamada dabdemiska ayaa si degdega goobtaas u gaadhay gurigaas oo badiba uu hays to dabku, waxaana ciidamadu bilowgii damiyeen dabka, intaa kadib ciidamada ayaa maydka wiilka yar ka soo saaray guriga".

Dabdamiska ayaa sheegay in ciidamada boolis ka gaar ahaan dambi baadhistu ay la wareegeen baadhista kiiska iyo maydka wiilka yar ba, kadib markii guriga la bakhtiyay. Ugu dambayn, ciid anka dabdemisku wuxuu bulshada ugu baaqay in goor hore la soo sheego marka uu dab qarxo si ciid anku uga soo gaadhi karaan loona damin karo si fudud.


Qabuurihii Macalin Nuur oo ka bilaabat ay in Meydadkii ku aasnaa laga saaro qabuuraha

Dhacdo naxdin leh ayaa ka jirta Deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho, gaar ahaan qabuuraha Macalin Nuur, taasi oo ku aadan in meydadkii la aasay 50 sanno ka hor ay hadda la baxayaan eheladooda, ka dib markii dad aan la garaneynin ay xili habeen ah burburiyeen qabuuraha.

Dhulkan ayaa dhowr iyo 50 sannoka hor waxaa waf aqay (dar alle u bixiyay ) Sheekh Macalin Nuur, waxaana ku aasan kumanan Ruux oo Sooma ali yeed, balse arrintan ayaa bilaabatay Sanadkii ho re ee 2022,kaddib markii la helay war ku saabsan in ay jiraan dad boobab ku haya dhulka.

"Waxaan ugu imaanay dad ba dan oo Mey doodkii dhowr sanno hor ay ku dugeen halkan la baxaya, sababtana ay tahay in dadkii dhulkani la haay ay dhaheen dhulkeena rabnaa, waxaa jooga eheladooda iyaga oo aad u murugeysan oo Oy naya, waxa ay wataan Karfan cusub si Meydka markii loo soo saaro ay mar labaad dib u dugtaan, waxaan la yaabanay meeshii ay aaday Bani’adan imadii waxaan la yaabanay ma jiro miya qof wax ka qabanaya oo ka hadlaya” ayey tiri Ifraax Ax med oo mid ah dadka Walidkooda oo ku aasan yahay Qabuuraha Macalin Nuur.

Sidoo kale dabaqayadii Sannadkii hore Ehelka Sheekh Macalin Nuur, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhulkan uu yahay sidii uu bixiyay Aabahood, isla markaana aysan ayaga ku soo laaban.

"Annaga reer Macalin Nuur hadda nahay dhulk aani kuma anan soo noqon, ma cabiran, iskaba daaye dhaxalkii Aabaheen nooga tagay ayaan sa daqeynay” ayuu yiri mid ah Carruurta uu dhalay Sheekh Macalin Nuur.

Waxa ay sidoo kale timaameen in ays an wax shaqo ku laheyn burburinta qabu uraha, isla mar kaana dadka howsha qaldan wada la soo qaban doono sharcig ana la horkeeno doono.

Xigasho:-Hiiraan.Com

Soomaalida dalka Ireland oo ka caban ayo lac ag dulsaar oo looga qaato baas aboorka Soomaalida

Danjire Yonis Xaashi, Safiirka Soomaaliya ee dalka Belgiumka Soomaalida ku nool dalka Ja mhuuriyad da Ireland ayaa ka cabanaya lacag dul saar ah oo ay sheegeen in looga qaato marka ay baasaboor ka Soomaaliga dalba nayaan.

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Ireland oo lasoo xiriiray HOL ayaa arr intan ku eed eyey shaqsiyaad uu horm uud u yah ay safiirka iyo xubin ka socta Wa axda Jinsiya daha iyo Socdaal ka ee Safaaradda Somaliya ee dalka Belgium-ka.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Belgium danjire Yoonis Xaashi oo soo gaaray magaalada Dublin si uu Soomaalida ku nool dalkaas uu ugu sameeyo Baasaboorka Soomaaliya ayaa lacag dheeraad ka qaadayo qiimaha baasaboorka oo gaarayo ilaa iyo €550 ama lacag badan $600.

"In lacago dul saar ah oo aan qasnadda dowladda ku dhaceyn na laga qaado, waxaan dhihi karnaa waa musuq-maasuq,” ayuu yiri Yusuf Axmed oo ka mid ah dad dhowr ah oo lacagahaasi la waydiistay.

Warar kale oo dheeraad ah ayaa sheegayo in Danjire Yonis Xaashi oo sana wood u laheyn in yimaado dalka Ireland danjire ahaan, laakin uu ku yimid si aan waafaqsaneyn sharciga u dhigan dalka Ireland.I reland oo ah wdadan ay Soomaal ida aad ugu yar tahay marka la barbar dhigo wad damada kale ee Yurub ayaanan laheyn wax safa arad ama qunsuliyad ah, mana ka jirto Jaaliyad Soomaaliyeed oo shaqeeysa, waana arrintaas sababta u fududeysay in shaqaiyaad gaar ah ay dadka baasaboor doonka ah ka qaataan lacago dheeraad.Xigasho:-Hiiraan.Com

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Da njire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beij ing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka (WPF) oo hal-ku-dhiggiisu yahay "Xasilinta Adduunka aan xasilloonayn, iyadoo loo marayo is-afgarad iyo iskaashi.

Shirkan oo uu furay madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda shacbiga Shii naha Han Zheng ayaa jeediyay Khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlayo mu hiimadda ay leedahay is afgaradka iyo iska ashiga si loo sameeyo nidaam nidaam caalami ah oo xasilloon. Shirkan oo leh muhii mad weyn ayaa soo jeedday indhaha caalamka tan &markii la aas-aasay 2012, Madasha Nabadda Adduunka (WPF), oo loo aqo onsan yahay Shiinaha ee heerka sare ee mada sha amniga caalamaiga ah ee aan Dowliga ahayn ,waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay Jaam acadda Tsinghua iyo Machadka Arrimaha Diba dda ee Dadka Shiinaha.

Iyada oo la eegayo caqabadaha caalamiga ah iyo isbeddellada socda ee caalamiga ah, WPF wa xa ay ujeeddadeedu ahayd in ay kobciso wadah adal iyo in la dhiso kalsooni dhinacyada kala du wan, si wax looga qabto hubantila’aanta ka jirta dunida.

Madashan oo ay isugu yimaadeen wakiillo ka kala socda waddamo kala duwan, hay’ado caal ami ah, iyo aqoonyahanno, ayaa waxaa sidoo ka le, goobta waxaa lagu soo bandhigay madashu fal anqeyn doodo iyo aragtiyo wax ku ool ah oo la is dhaafsaday.

Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa u mahad celiyey Jaamacadda Tsinghua iyo Machadka Arr imaha Dibadda ee Dadka Shiinaha martigelinta Xafladda furitaanka Madasha Nabadda Adduunka ee 11-aad. Munaasabadda ayaa muujisay inay ta hay madal qiimo leh oo lagu kobcinayo iskaa shi ga iyo isfahamka caalamiga ah.

Beesha Abgaal oo ka digtay ‘qorshe ay waddo’ beesha Xawaadle

Qaar ka mid ah waxgaradka beesha Abgaal ee degta xuduuda ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ayaa soo saaray digniin ku socota bessha Xawaadle.

Odayaal u ha dlay beesha Abgaal oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in beesha Xa waadle ay xuduuda labada gobol ka bilowday dhu lbalaarsi cusub.

Sidoo kale odayaashaan waxay sheegeen in xaaladda ka taagan xuduuda labada gobol ay qa rka u saaran tahay gacan ka hadal, iyagoo balan qaaday in nabad darrada aysan ka bilaaba doonin Abgaal, balse ay ka baqayaan in walaalahood Xawaadle uu bilaabo.

Deegaanka ay hadda xiisadaasi ka taagan tahay waxaa lagu magacaabaa Xalfooley, wuxuu na dhacaa xuduuda lab ada gobol, Xalfooley ayaa ka tirsan Shabeellada Dhexe.

Odayaasha hadlay waxay sheegeen in aysan diidaneyn in walaalahood Xawaadle ay la soo deg aan oo dhulka Abgaal ay xoo laha daaqsadaan, ceelashana la cabaan, balse waxay diidan yihiin in deegaameysi cusub laga sameysto aagaas.

Odayaasha Abgaal ee warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in qoysas ka soo naq raacay Hii raan oo beesha Xawaadle ah ay aagga degaanka Xalfooley ka bila ab een deegaameysi cusub, iya goo qoda na yo Baraago, Baco ama aas-aasaya tuul ooyin cusub.

"Walaalayaal dib u sikada waa taqaan iin deg aankiina, Abgaal dhulkiisana waa ta qaaniin, ma ogolin in dhulkeena aad bara ago iyo baco ka qo dotaan ama tuulo cusub ka aasaastaan,” ayuu yiri mid ka mid ah odayaashii hadlay ee beesha Abg aal Cis maan.

Xiisadaan cusub ayaa timid xilli xaalad da G/Hii raan ay qasan tahay oo maa mulkii uu khilaaf cu lus ka dhex taagan yah ay, sidoo kale dhulka uu murankaani ka taagan yahay waxaa dhawaan laga xoree yey kooxda Al-Shabaab.

In ka badan 700 dhimasho ah oo laga diiwaan Soomaaliya muddadii u dhaxeysay May iyo June ee sanadkan

In ka badan 700 oo dhimasho ah ayaa laga dii waan galiyay Soomaaliya intii u dhaxaysay 27-kii May ilaa 23 June-kii 2023, sida lagu sheegay xog ururin uu sameeyay mashruuc lagu magacaabo ACLED, oo ka shaqeeya falanqaynta isku dhacya da hubaysan. Dhimashada ayaa la sheegay inay ka dhalatay daraasiin weeraro ah oo ay koox da Alshabaab la beegsadeen ciidamada Midowga Afr ika eeee ATMIS, iyo kuwa DFSa. Gobolka Gal guduud ayaa leh tirada ugu badan ee dhima shada, iyadoo in ka badan 280 dhimasho ah la diiwaan geliyay muddadaas. Gobolka Shabeel la ha Hoose ayaa ku xigay, iyadoo la diiwaan gali yay in ka badan 200 dhimasho ah.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dileen in ka ba dan 220 askari oo Soomaali ah, intii lagu guda jir ay laba weerar oo ka dhacay degaano hoos yima ada degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud.

Xog ururinta waxay kaloo sheegaysaa, in Is-qab-qabsiga siyaasadeed uu wiiqay ololihii ka dhanka ahaa kooxda Al-Shabaab ee socday dho wrkii bilood ee la soo dhaafay.

Mid kamid ah waxyaabaha hakiyay wajiga 2aad ee dagaalka Alshabaab, waxaa muranka ka taagan gobolka Hiiraan oo u dhaxeeya madaxwey naha Hirshabeelle iyo guddoomiyihii hore ee gob olka Hiiraan.

Khilaafka ayaa sii xoogeystay markii madaxwe ynaha Hirshabeelle uu xilka ka qaaday guddoom iyihii gobolka Hiiraan 16-kii June.

Si kastaba ha ahaatee, markii ATMIS ay billaa been isku diyaarinta bixitaanka ciidamadooda, ay aa waxaa sii kordhay weerarada Al-Shabaab ee kadhanka ah ciidamada ATMIS iyo kuwa dowlada

Al-Shabaab ayaa ka faa’ideysanaya khilaafya da siyaasadeed. Waxayna ka helayaan fursad ay dib isugu soo abaabulaan, una qorsheeyaan weer aro. Warbixintan ayaa lagu falanqeeyay qalalaa saha siyaasadeed ee kala duwan ee ka jira Soo maaliya iyo saameynta ay ku leeyihiin dhaqdhaq aaqyada al-Shabaab ee ka socda guud ahaan dal ka.


Horjoogayaal ka tirsan Dacish oo isu soo dhii bay Dowlad Gobolleedka Puntland

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa soo ban dhig ay 9 Horj ooge oo ka tirsanaa Kooxda Argaga xisada ah ee Daacish oo Ciidanku gacanta ku soo dhigeen. Taliska qe ybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari ayaa soo bandhigay Hor-joogayaal ka tirsanaa ko oxda Argagixisada ISIS/Daacish kuwaas qaark ood isku soo dhiibeen Ciidamadda.

Dhawaan ayey aheyd markii Ciidanka Difaaca Puntland, Guutada 9-aad ee Onkod oo kaashn aya Ciidanka Booliska Pu ntland howlgal ay fulliy een ku guuleystay inay gacana ku dhigaan 9 Horj ooge oo ka tirsan Kooxda Argagixisada ee ISIS/ Daacish.

Hawl-galka oo laga fuliyey degaannada Cam aamo iyo Siido ee Degmadda Balidh idhin Gobo lka Bari.Kooxdaani isa soo dhiibtay ee ka tirsanaa khawaarijta ayaa u kala dhashay dalalka Suudan, Suuriya, Itoobiya kuwaas oo mudda ka tirsana khawaarijta.

Dowladda Mareykanka oo ka qaaday qaar ka mid ah xayiraadihii saarnaa Itoobiya

Mareykanka ayaa ka qaaday qaar ka mid ah xa yiraadaha gargaarka ee Itoobiya iyadoo la eegayo horumarka laga gaaray dhanka xuquuqul insaan ka, sida uu sheegay afhayeenka amniga qaranka ee Aqalka Cad John Kirby.

Horumarka dhinaca xuquuqul insaanka ayaa dhacay gaar ahaan ka dib heshii skii joojinta colaadeed ee ay kala saxeexdeen da wladda Itoobiya iyo ciidamada gobolka Tigrayga bishii November.

Heshiisku wuxuu soo afjaray iska hor imaad sa babay in boqolaal kun oo qof ay wajahaan gaajo, malaayiin ay baraki ciye en iyo tobanaan kun oo ay ku dhinteen. In kasta oo ay guud ahaan hoos u dha ceen xa dgudubyada tan iyo xabbad jooj inta, kooxaha xu quuqda ayaa sheegaya in rabshado ay ku jiraan isir sifeyn, ay ka sii socdeen gobolka Tigray ee Ito obiya.

"Go'aankan, waxaan aaminsanahay, In uu ball aarinayo qalabka aan haysano si aan u xoojino ta ageeradayada nabad waar ta ee Itoobiya." Kirby ayaa sidaas yidhi. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ma reykanka ayaa sheegtay in kaalmadeeda ay taageereyso nabadda iyo dib u hes hiisiinta Itoobiya.

Dawladda Maraykanku waxay xaddid day kaa lmadii dhaqaale iyo amni ee Ito obiya intii uu soc day dagaalka waxayna jar tay faa'iidooyinka gan acsi ee Xeerka Kob aca iyo Fursadaha Afrika ee Maraykanka ama AGOA, oo ah barnaamij cashu ur-dhaaf ah oo faa'iido u ahaa qaybta dharka ee dalkaas.

Hay’adda Maraykanka u qaabilsan hor umarin ta caalamiga ah ayaa sheegtay in horaantii bishan ay joojisay cuntadii garg aarka ahayd ee ay siin jir tay Itoobiya, sa babtoo ah waxa deeqdeeda laga weeciyey dadka dhibaataysan, maalin ka dibna hay’ adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cun tada ee WFP ayaa sidaas oo kale sama ysay.

In ka badan 20 milyan oo qof ayaa u baahan gargaar cunto dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika, taas oo ay ugu wacan tahay abaartii ugu xumayd ee tobannaan sano soo marta iyo dagaa lka ka socday waqooyiga Itoobiya. Mareykanka ayaa bishii March go'aami yay in dhammaan dhi nacyada ay galeen dambiyo dagaal. Itoobiya ayaa diiday eedaymahaas si la mid ah dalka ay deriska yihiin ee Eritrea o oo ciidamada Itoobiya ku taageerayay da gaalka gobolka Tigra yga.

Raysal Wasaaraha Spain oo is garabta ag buuxa u muujiyay Ukraine

Raysal Wasaaraha Spain, Pedro Sán chez ay aa taageero buuxdo u muujiyay shacabka Ukrai ne, ka dib booqasho taar iikhi ah oo Sabtidii uu ku tegay dalkaasi. Raysal Wasaaraha ayaa sheeg ay in Spa in ay si weyn uga soo horjeeddo duula anka gardarada ah sida uu yiri ee Ruushka, taas oo sida uu sheegay ka dhan ah shuruucda caal amiga.

Raysal Wasaaraha oo te gay Caasim adda Kyiv ayaa khudbad u jeediyay Baarla ma anka Ukraine, isagoona kaga dhawaa qay in Madrid ay garab taagan tahay dad ka reer Ukraine. "Waan idin la joogi doonnaa int a ay qaadaneyso.” Ayuu yiri Raysal Wasaaraha oo intaasi ku daray "Waxaan halkan u joogaa ina an muujiyo go’aanka adag ee Midowga Yurub ee ka dhanka ah gardarada sharci darrada ah Ruu shka ee ku wajahan Ukr aine.”

Dhanka kale Raysal Wasaaraha Spain ayaa Magaalada Kyiv kula kulmay Madaxw eyne Volodymyr Zelenskyy. Raysal Wasaare Sánchez oo ka barbar hadl ayay Madaxweyne Zelenskyy ayaa sheegay in Spain ay Ukraine soo gaarsiin do onto hub casri ah, oo ay ku jiraan afar xa bo oo ta angiyada Jarmalku farsameeyo ee Leopard iyo ga waarida gaashaaman, waxa kaloo uu sheegay in dalkiisu uu bixin doo no 55 milyan oo euro oo dhe eri ah, si ay Kyiv uga caawiso baahiyaha dib-u-dhiska.

"Kani waa dagaal gardaro ah oo lagu dhibaate ynayo dadka reer Ukraine. Looma wada dhaqmi karo si isku mid ah oo la iska indha-tirayo shur uu cda caalamiga, taasi waa sababta aan u taag eerno habka nabadda ee Madaxweyne Zelens kyy.” Ayuu yiri Sánchez.

Spain ayaa Dorraad la wareegtay hogga amint a Ururka Midowga Yurub ee 6-da bil ood ee soo socota. Ururkan ayaa waxaa ku mideysan 27 dal oo reer Yurub ah, waa na urur dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo saamayn weyn ku leh siyaasadda dunida.

Madrid ayaa muddo xileedkeeda ka shaqayn doonto ka jawaabista duulaanka Ruushka ee Ukraine, sida uu sheegay Was iirka Arrimaha Dib adda Spain, Jose Man uel Albares.

Shir deg deg ah oo la isugu yeeray dalal ka Isl aamka kadib falkii ka dhacay Sweden

Wadamada Muslimka ah ayaa ku shiraya dal ka Sacuudiga si ay uga hortagaan gubitaanka qur ’aanka kariimka ah ee lagu gubay dalka Sweden

Ururka OIC ayaa shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, waxaana shirkan looga hadla yaa sidii si wadajir ah tallaabo looga qaadi lahaa gubitaanka Qur’aanka Kariim ka ee Arbacadii ka dhacday dalka Sweden.

Doodda ay soo qaban qaabisay Sacuu diga ay aa lagu lafa gurayaa tallaabooyinka ku haboon ee laga qaadi karo waxa ay kooxdu ugu yeertay falka gardarrada ah.

Kooxdan ayaa horey u cambaareysay falkii uu wiilkan dhalinyarada ah ee asal ahaan kasoo jee da dalka Ciraaq kanasoo cararay dalkiisa uu Swe den. waxa uu ka sameeyay bannaanka mas jidka weyn ee magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden, fal ay ka gado odeen dhamaan Mu slimiinta maalintii Cii dul Adxaa.

Inta badan wadamada Muslimka ah ay aa casu umaad u fidiyay safiiradooda u joo ga dalka Sweden si ay u muujiyaan dareen kooda iyo sida ay uga xun yihiin. Shirkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo horay Ciraaq, Iiraan, Sacuudi Carabiya iyo dalalka kale ee Bariga Dhexe ay cambaare ey een falkii uu nin Ciraaqi oo ku nool Swe den ku gu bay Kitaabka Qur’aanka, ayaga oo ka digay in fici llada noocan ah ay huri nayaan dareenka Musl imiinta caalamka.

Ayada oo ay joogaan boolis tiro badan, ayaa Salwan Momika oo ah 37 jir usoo qaxay Sweden dhowr sano kahor, wuxuu Arbacadii ku istaagay Kitaabka Qur’aanka kahor inta aanu bogag ka mid ah dab ku hor qabadsiin Masjidka ugu weyn magaa lada Stockholm.

Si kastaba, dhacdadan ayaa timid aya da oo Muslimiinta caalamka ay u dabba al-degayeen maalinta Ciidul Adxa.

Guriga duqa msgaalada Paris L’Haÿ-les-Roses oo Habeen hore la weerary.

Habeenimadii Habeen hore, dad ayaa baabuur ku dhuftay guriga duqa magaalada Paris ee kuyaalla xaafada L’Haÿ-les-Roses, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Weerarku wuxuu dhacay abaaro 01 :30 (23:30 GMT), markaas oo Vincent Jeanbrun uu ku sugnaa xafiiskiisa.

Xaaskiisa iyo labo caruur ah oo uu dhalay ayaa hurdayay markii kooxihii weerarka geyst ay oo aan la garaneyn ay alba abka ka soo galeen kadibna ay gubeen gaariga.

Markii xaaskiisa iyo caruurt iisa yar yar ay isku dayeen inay baxsadaan ayaa wax aa ku dhacay walxaha dab bixiya ee kor loo tuuro taasoo keentay in xaaskiisa iyo mid ka mid ah caruurta ay dhaawacmaan. Waxay ahayd "isku day dil oo fulaynimo aan la sheegi karin”, duqa magaalada Jea nbrun ayaa yiri.Booliiska ayaa bilaabay baaritaan.

Iran oo diidday in ay safiir u dirto Sweden, ka dib kitaabkii qur’aanka ee lagu gubay.

Dowladda Iran ayaa diiday in ay safiir cusub u soo dirto dalka Sweden, kadib mark ii nin mudaa haraadayay uu qur’aan ku gubay bannaanka masj id ku yaalla caas imadda Stockholm.

Qaxooti u dhashay dal ka Ciraaq ayaa kitaabka ku gubay bannaanka masjidka maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa. Wasi irka arrimaha dibadda Iran, Hossein Amir abdollahian, ayaa dowladda ku eedeeyay in ay siisay fasax uu ku qabto mudaahar aadyo xun.

Booliiska ayaa dhawaan diiday codsiyo la mid ah kuwa mudaaharaadyada, balse maxkamada ayaa markaas xukuntay in loo ogolaado sababo la xiriira xoriyadda hada lka. Muslimiintu waxay Qur ’aanka kariimka ah u haystaan ​​inuu yahay kit aabka Ilaahay waxayna u arkaan xushmad la’aan in la gubo. Mr Amirabdollahian ayaa sheegay in inkasta oo la magacaabay safiiro cusub, Tehran aysan soo diri doonin.

"Habka loo dirayo dadkaasi waa la joo jiyay sa babo la xiriira dowladda Sweden oo fasax u siisay in qur’aanka kariimka ah la xumeeyo”, ayuu ku yiri qoraal uu soo dhi gay bartiisa Twitter-ka. Wasaar adda arrim aha dibadda Ciraaq ayaa sidoo kale ka cod satay dhiggeeda Sweden in loo soo celiyo qofkii gubay qur’aanka kariimka ah.

Waxay yiraahdeen maadaama uu weli haysto dhal ashada Ciraaq, waa in lagu ma xkamadee yaa Baqdaad. Dhacdadan ka dib, kumanna an qof oo mudaaharaadaya al ah oo Ciraa qiyiin ah ayaa xoog ku galay safaaradda Sweden ee Ciraaq, ka dib markii uu soo abaabulay wadaadka Shiic ada ah ee Moqtaha al-Sadr. Waxay bax een shan iyo toban daqiiqo ka dib markii cii damada amniga la geeyay safaaradda


WAA KUMA WIILKA CARBEED EE DILKIISU GILGILAY FARANSIISKA?

Dilka Nahel M, oo 17 jir ah, ayaa rabshado ka dhaliyay magaalooyin ku yaala dalka Faransiiska Dilka Nahel M, oo 17 jir ah, ayaa rabshado ka dhaliyay magaalooyin ku yaala dalka Faransiiska iyo sidoo kale magaalada Nanterre oo dhanka galbeed kaga beegan Paris oo uu ku soo barbaaray.

Waxa uu ahaa ilmaha keliya ay korisay hooyadii, waxa uu ah aa darawal gaari cuntada geeya xafaadaha. Horyaalka ciy aarta legdinta ee rugby ayuu ka shaqeyn jiray.

Waxbarashadiisa ayaa lagu tilmaamay mid fowdo ah. Waxa la ga qoray kulliyad ku taal Suresnes oo aan ka fogayn meeshii uu ku noolaa, si uu ugu tababaro xirfadda korontada. Dadkii yaqaanay ayaa sheeg ay in si weyn looga jeclaa Nanterre halkaas oo uu kula noolaa hooyadiis Mounia iyaa oo sida la sheegay uusan aabihii arkin.

Rikoorkiisa kulliyadda ayaa ahaa mid liita. Ma uusan lahayn wax dambi ah laakiin waa yaqaanay booliiska. Hooyadii ayuu si fiican u dhunkaday ka hor inta aysan shaqada aadin, waxa uuna yiri "waan ku jeclahay hooyo". Wax yar ka dib sagaalkii subaxnimo ee Talaadada ayaa si xun looga toogtay xab adka, wel iba meel bannaan ah. "Hadda maxaan sameeyaa?" Ayay tiri hooyadii. "Wax walba isagaan u hibeeyey, waxa Alle isiiyay keligii ma dhalin 10 carruur ah. Wax a uu ahaa noloshayda, saaxiibkayga ugu fiican."

Ayeeyadiis waxay ku tilDorraady inuu ahaa "Wiil naxariis badan oo wanaag san". Kiiska Nahel ayaa kiiskii shanaad oo la xiriira xadguubka booliks tan iyo 2021-kii Nahel waxa uu saddexdii sano ee la soo dhaafay u ciyaarayay kooxda Rugby-ga ee Pirates of Nanterre. Waxa uu qayb ka ahaa barnaamij is dhexgalka dhalinyarada dhibaatada ka haysata wax barashada iskuulka, oo uu maamulo urur lagu magacaabo Ovale Citoyen.

Barnaamijkan ayaa ujeedadiisu ahayd in dadka ka soo jeeda degaannada danyarta ah ay helaan waxbarasho, Nahel wuxuu baranayay in uu noqdo farsa mo yaqaan dhanka korontada ah.

Madaxweynaha ururka Ovale Citoyen, Jeff Puech ayaa yiri: "Wuxuu ahaa wiil ay dadka waaweyn ee maxalliga ah si fiican u yaqaaneen.”

"Wuxuu ahaa qof doonaya inuu la jaan-qaado bulshada, ma ahayn ilmo ka ga nacsada daroogada ama ku raaxaysta dembiyada kale ee ay dhallinta galaan," Mr Puech ayaa u sheegay Le Parisien.

Waxa uu bartay Nahel markii uu hooyadii kula noolaa xaafadda Vieux-Pont ee Nanterre ka hor inta aysan u guurin dhismaha Pablo Picasso.

Qoyskiisu waxay asal ahaan ka soo jeedaan Aljeeriya. "Alle ha u naxariisto,” ayaa lagu yiri boodh lagu xardhay wadd ada Paris ee bannaanka garoonka Parc des Princes.

Rabashada ayaa sababay khasaaro xooggan

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

"Rabshadaha booliisku waxay dhacaan maalin kasta, gaar ahaan haddii aad tahay Carab ama madow," ayuu yiri nin dhallinyaro ah oo ku nool magaalo kale oo Faransiiska ku taalla kaas oo ku baaqaya in caddaaladda la hor keeno dadka ka dambeeyay Nahel.

Balse qareenka qoyskaasi, Yassine Bouzrou, ayaa sheegay in dhacdadani ay san ahayn cunsuriyad, balse ay ku saab san tahay caddaaladda.

"Waxaan leenahay sharci iyo nidaam garsoor oo difaaca saraakiisha booliiska, waxayna taas abuurtay isla xisaabtan la'a anta Faransiiska," ayuu u sheegay BBC.

Kiiska Nahel ayaa ah kiiskii shanaad oo la xiriira xadguubka booliks tan iyo 2021-kii. Rabshadaha ka dhashay dilka Nahel ayaa waxay dadka dib u xusuusin ayaan dhacdooyinkii 2005-tii, markaasoo labo dhallinyaro ah oo lagu kala mag acaabo Zyed Benna iyo Bouna Traoré, ay koronto dishay iyagoo booliska ka carararaya.

"Waxay dhacdadaan ku dhici kartaa aniga, waxay ku dhici kartaa walaalkey iga yar," waxaa sidaasi website-ka Faransiiska ee Mediapart u sheegay wiil dha linyaro ah oo la yirahdo Maxammed.

Nahel M ayaa talaadadii la soo dhaafay waxaa toogtay ciidamada booliska, kadib markii uu joojin waayay gaari uu waday, iyaga oo amar siiyay ka hor inta aysan dilin.

TAARIIKHDA UU SOO MARAY GAROONKA STADIUM MUQDISHO EE MUNAASABADDA 1-DA LUULIYO LAGU QABTAY

Garoonka Stadium Muqdisho Garoonka Stadium Muqdisho oo Dorraad lagu qabtay munaasabad qurux-badan oo lagu xusayay 1-da Luuliyo oo loo debbaal-dego xornimadii Soomaaliya iyo Midowgii Soomaaliya iyo Somaliland ayaa waxaa uu soo maray taariikh kala duwan.

Dorraad waxaa garoonka isugu soo baxay kummann aan qof oo Soomaali ah oo ka mid ahaayeen madaxda dow lad da oo uu ugu horreeyo madaxweyanaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo halka asi khubad ka jeediyay. Garoonka oo dib habeyn xooggan ay ku sa meysay dowlad dii madaxweynihii hore ee Sooma aliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo maray dayac iyoburbur xooggan ka dib burburkii dowladdii Soomaaliya.Waxaa markii ugu damb eysay ay xarun u ahayd ciidamadii nabad ilaalinta Soomaaliya ee AMMI SOM ee hadda loo baddalay ATMIS.

Taariikh da garoonka Garoonka oo dad badan ku tilmaamaan in uu ya hay 'jowh arta astaanta u ah nabadda" ayaa waxaa la dhisay sanadkii 1978-dii, Garoonka oo dad badan ku tilmaamaan in uu yahay 'jowharta astaanta u ah nabadda" ayaa waxaa la dhisay sanadkii 1978-dii, waxaana dhisay injineero shiinees ah, iyada oo maalgalinta ay lahayd dowladda Shiinaha oo markaas bah wadaag la ahayd dowladdii hanti wad aagga ee Jeneraal Maxamed Siyaad Barre.

Garoonka waxa uu ka tirsanyahay waxa loo yaqaano xaafadda ciyaaraha oo ka kooban garoomo dhawr ah oo is dhinac yaa la, kuwaas oo loogu talogalay in lagu qabto ciyaaraha kala duwan. Waxaa ka dhisan garoonka dabaasha, kan kubbadda kolayga, kan miiska, iyo xitaa qeybo loogu talogalay ujeedooyin kale.

Garoonka kubbadda cagta waxa uu markiiba qaadi kara wax ka badan 40 kun oo qof markiiba. Waxa uu lahaa dhammaan tasiilaadkii garoon loogu talogalay sida leerarka waaweyn ee suurtogalin kara in habeenkii lagu ciyaaro, qeybta gaar ah ee ay madaxda fariistaan, qolalkii labista ee ciyaartooyda, albaabadii wa aweynaa ee ay dadka kasoo galayeen, xafiisyadii shatiyada ciyaaraha laga jaranayay.

Sidaas oo ay tahay ayaa waxa uu leeyahay xeebdaab kore oo aad uga fog, islamarkaasna leh ganjeelooyin laga soo garo iyo darbi ku wareegsan.

Inkasta oo ciyaaraha gobolada iyo kuwa caalamiga ah, gaar ahaan kuwa qar amada ee saaxiibtinimada lagu qaban jirey garoonka Istadium Muqdisho, hadd ane waxa uu garoonka caan ku ahaa in lagu qabto isu soo baxyada siyaasad e ed, iyada oo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre uu khudbadaha ka jeedin jiray.

Waxaase aad loo xusuustaa sanadkii 1987-dii bandhig faneedkii weynaa ee Mu qdisho iyo Magool oo ay kasoo qeybgaleen 45 kun oo qof dad lagu qiyaasay.

Fanaanadii Xaliimo Khaliif Magool ayaa garoonka ka heestay, waxayna ka mid tahay waxyaabaha aan weli dadka xusuu stooda ka harin.

Khudbaddii xigtay ee madaxweyne waxa ay ahayd sanadkii 2000, xilligaas oo madaxweynihii markaas Jabuuti lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xassan uu kumanaan qof ah kula hadlay garoonka, wuxuuna ka mid ahaa isu imaatana dii taariikhda galay ee ugu badnaa ee shacab ku muujiyeen dareenkooda farxa deed.

Afar sano kadib, sanadkii 2004-tii, Ra'isulwasaarihii markaas cusbaa Cali Maxamed Geeddi ayaa garoonka ku qab tay isu soo bax balaaran oo lagu taageerayay, balse duqeymo lala eegtay ayay dadna ku dhinteen, kuwa kalena ku dhaawacmeen.

Maxkamad Kenya ku taalla oo malaa yiin lacag ah ku xukuntay dowladda Soo maaliya

Saldhig Ciidan

Inta badan garoonka waxa uu saldhig u ahaa ciidamo kale duwan oo dalka siy aabo kala duwan u yimid, Inta badan garoonka waxa uu saldhig u ahaa ciida mo kale duwan oo dalka siyaabo kala duwan u yimid, markii koowaad san adihii sagaashamaadkii waxa uu garoonka saldhig u noqday ciidamadii nabad illaalinta Qaramada Midoobay, gaar ahaan kuwii ka socday dalka Pakistan.

Ciidamada Itoobiya markii ay Muqdisho galeen ayay halkan ayay saldhig ka dhigteen, waxaa kale oo meesha xarun tab obar ciidanka ah ka dhigtay ururka Alshabaab.Sanadii 2011-kii ayay ciidamadda AMISOM fariisin ka dhigteen garo onka oo leh gidaaro waaweyn oo gabbaad u noqon kara cid kasta oo gudaha u gasha. Dib usoo kabashada garoonka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bishii Ogogoto ee sannadkii 2018 si rasmi ah AMISOM ugala wareegay garoonka,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bishii Ogogoto ee sannadkii 2018 si rasmi ah AMISOM ugala war eegay garoonka, wax aana ay dowladdiisii markiiba dib u bilowday nadiifinta iyo dayactirka garoonka oo ka muuqday dayac iyo bubur xooggan.XIGASHO:-BBC

Milkiilaha Twitter-ka Elon Musk oo sheegay inTwitter-ka uu xaddiday tirada tweets-ka ee isticmaalayaashu ay akhrin karaan maalin gudaheed

Milkiilaha Twitter-ka Elon Musk ayaa sheegay inTwitter-ka uu xaddiday tirada tweets-ka ee sticmaalayaashu ay akhrin karaan maalin gudaheed, Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ayuu Mr Musk ku sheegay in akoon nada aan la xaqiijin ay hadda ku xaddidan yihiin akhrinta 1, 000 qoraal ah maalintii. Acoonada cusub ee aan la xaqiijin, tirada ay akhrin karaan ayaa lagu xadiday 500 qoraal . Dhanka kale, Acoonada leh heerka "la xaqiijiyay” ayaa h

adda ku xaddidan 10,000 oo boosto maalintii Maalqabe enka teknoolajiyada ayaa markii hore dejiyay xad adag, laakiin wuu bedelay kuwaas saacado gudahood markii uu ku dhawaaqay tall aabada. Mr Musk waxa uu isticmaalayaasha Twitter-ka u riixayay dhanka Twitter Blue, oo ah adeegeed qof uu heli karin ilaa uu lacag-bixiyo. Waa suur togal inuu eegayo no oc ay isticmaalayaashu ku bixin doonaan lacag si ay u helaan adeeg Twit ter oo buuxa – iyo helitaanka qoraallo aan xadidnayn

. Nairobi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip