Madaxweynaha Jubland oo nasiib darro ku Tilmaamay Colaada ka Taagan Gobolka Sool

0
Saturday July 01, 2023 - 10:40:30 in Wararka by
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubland oo nasiib darro ku Tilmaamay Colaada ka Taagan Gobolka Sool

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay dagaalka iyo duulaanka Soomaaliland ay ku hayso gobolka Sool.

Madaxweynaha ayaa xusay in xalka iyo wada hadalka fursad la siiyo oo aan cidna lagu qasbi Karin wax aanay dhinaca kale ogolaadeen loona baahan yahay in dadka gobolkaas ku nool ay iyagu aayahooda ka tashadaan.

Hadalkan ayuu Madaxweynaha Jubland ka jeediyay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Kismaayo taas oo lagu dabaal dagayay 63guuradii ka soo wareegatay Markii Gobolada Koofureed ay ka xuroobeen Gumeystihii Talyaaniga iyo Midowgii koofur iyo waqooyi.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip