MAAMULKA WEP-KA WWW.MOGADISHU TIMES .COM UU UMMADAHA MUSLIMIINTA GUUD AHAAAN UU U DIRAYA HAMBALYADA CIIDUL ADXAA EE DANADKA 1444 HIJRIYADDA

0
Wednesday June 28, 2023 - 19:00:00 in Wararka by
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAMULKA WEP-KA WWW.MOGADISHU TIMES .COM UU UMMADAHA MUSLIMIINTA GUUD AHAAAN UU U DIRAYA HAMBALYADA CIIDUL ADXAA EE DANADKA 1444 HIJRIYADDA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
 Waxaan Dahmmaan Ummadaha Muslimiinta meel kasta oo ay Caalamka Daafihiisa ka kala  joogaan qaasatan kuwa Soomaaliyeed uu u diyarayaa Maamulka WEP-KA MOGADISHU TIMES ONLINE  Hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa ee Maanta oo ah Arbaco 28-ka Juun 2023-ka ay tahay Maalinta 1aad ee Ciiddul Asxaa . waxaan leenahay Ciidmubaarak Kulli Caam wa antum Bil Kheyr .
   Maamulka ayaa u Rajeynayo  bahada warbaahinta soomaaliyeed iyo dhammaanba umadaha islaamka in alle waafajiyo ajaraka iyo xasanaadka ay leedahay Bishaan  nbarakeysan ee Dulqacda ee 12aad Maalinta 9aad qaasatan oo dhammaanba aan qabo in muslimiinta ay ka faa'iideysteen qeyrkeeda oo soomeen inta aanan xajka  aadin ay ku guteen deegaanadooda si ay alle agtiisa ugu raadsadaan kheyrkeeda  alle hana waada waafajiyee  aan leeyanahay ducadiina alle ha inoo wada aqbalo 
     Sidoo kale dalka iyo dadka soomaliyeedna alle ha barakeeyo midnimada muslimiintana alle ha xoojiyo ,qalbiyadooda na  alle ha isi soo dumo ,islaamkana alle ha nideeyo,dhibaatadana alle hanaga wada  saasro insha allaah  haddaan nahay ummaadda soomaali  insha allaah.
    Sidoo kale  bishaan bisheedana samo iyo siyaado alle hanagu wada gaarsiiyo ,inta dhibbanna  alle haka qaado ,inta fayowna alla ha  u saa;diyo inta    jirrana alle ha caafiyo inta wanaaga jecelna alle   hala jeclaado  wanaagga Aamiin yaa allaah


KULLU CAAM WA INTU BILKHEYR CIID, MUBAARAK {Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciiday}


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip