HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 29-KA JUUN 2023-KA

0
Thursday June 29, 2023 - 08:47:37 in Wararka by
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 29-KA JUUN 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh "Balan ilaahey waxaan ku qaaday marna inaan la ogolaane yn xatooyo xoolo dadweyne"

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka ha dalaayay munaasabadda Ciida Carafo oo uu u gu horeyn ugu hambalyeey ay shacabka Soo maaliyeed ayaa jeediyay khudbad dhinacyo ba dan taabaneysay oo uu dii radda ku saaray inta bad an Xatooyada iyo Musuq maasuqa.

Madaxweyne Xasan Sh. ayaa shaaca ka qaad ay iney ka go'an tahay dow laddiisa suu linta xatooyada iyo mu suqmaasu qaxoolaha da dweynaha, isagoona wacad ku maay inaan la isaga hari doonin xat ooyo dambe.

"Dowladda Soomaaliya ma ogolaan doonto in dhaqaalaha yar ee gabadha ama wiilka mas kiinka ah laga soo qaaday guryo looga dhisto Turkiga iyo Nairobi, balan il aahey waxaan ku qaaday marna inaan la ogolaaneyn taas, War ka joog ha garabs iin, hana la soo safan nin tu ug ah, tuug umad xaday hala safan” ayuu yiri madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu sidoo kale sheegay madaxweyn aha Soomaaliya in la ceebeeyn doono qof walba oo ku dhaqaaqa xatooyo xoolo dad weyne, isagoo na fariin adag u diray oday aasha dhaqanka iyo masuuliyiinta ka daba yimaada dadka lagu soo qabto kiisaska la xariira xatooyada iyo musuqm aasuqa.

"Ninkii Alle ka cabsan waaya sharaf malah an, waxuu mudan yahay ma jirto nin sameeyo xatooyo, xaaraam ayuu ku dhac ay, Shalay tuugnimada heer aan ku faano ayaan gaarnay, meel lacag lagu qaado ninka raadinaa waa tu ug, nin umadda u shaqey raba maaha, hadaa dadkaan u shaqeyneyso iskuulka tag ee ilmaha wax bar, subax dhan gurigaaga ha uga soo leb isan sidaa u difaaci laheed nin tuug ah oo aad dhahdo maxaa loo xiraa " ayuu yiri madaxwey ne Xasan Sheekh Maxamuud.

Hadalkaan kasoo yeeray madaxweyne Xas an Sheekh Maxamuud ayaa imaanaya, iyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay xirxirtay ma suuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku eedeysan xatooyo iyo musuqmaasuq.

Madaxweynaha dalka oo boqolaal ka mid ah shacabka Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Masjidka ishaysiga Islaamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bul shada kula tukaday sal aadda ciidda masaajid ka Isbahaysiga Isla amka ayaa dadka Soomaal iyeed iyo mus limiinta caalamkaba ugu hambal yeeyey maalmahan barakaysan ee ciidda Car

afo. Madaxweynaha ayaa ku boorriyay shacab ka Soomaaliyeed in ay taageeraan qorshaha dowladda ee la-dagaallanka Khawaarijta iyo musuqmaasuqa, waxa uuna ku adkeeyey in ay dowladda ku gacan siiyaan sidii looga hortagi lahaa dhagarta argagixisada iyo kuwa caadeyst ay xatooyada hantida dadwey naha .

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliy eed u rajeeyey in sannadkan sannadkiisa ay ku gaaraan horumar, barwaaqo, amni iyo xasil looni, isagoo kula dardaarmay in ay gacmaha is-qabsadaan, qalbiyadana isu furaan

Guddoomiye Madaale oo Shacabka Salaada Ciida kula dukaday Masjid kuyaalla Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa M/Muqdisho Md.Yuu suf Xuseen Ji mcaale (Madaale) ayaa qaar ka mid ah Bul shada Caa simadda salaada ciidda Carafo kula tukaday Masjidka Jaam aca ee Deg mada Shan gaani.

Guddoomiyaha oo farxa da Ciidul Carafa la qeybsan aayo Shacabka Soomaali yeed, ayaa waxa uu eebe ugu baryay inuu ka aqbalo ac maashii wanaa gsanayd ee ay soo guteen, Asi goona kula dar daarmay inay isku naxriistaan lana gar gaaro dadka dan ta yar.

Ugu danbeyn Guddoomiyaha Gobolka Ba naadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed, ugu duceey ey in sa na dkan midka xiga uu eebe ku gaarsiiyo, Na bad, Barwaaqo, Caafimaad iyo Midnimo. Isla markaana maalintaan weyn ee ciida carafo ay ku qaataan Farxad.

Dowladda oo war cusub kasoo saartay cunaqabteynta hubka.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiis ka JFS Mudane Daa’ud Aweys Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan dabb aal degga Ciidda Carrafo u diray bulsha da So omaaliyeed.

"Waxaan ummadda Soomaaliyadham maan Muslimiinta dunida ku nool ugu hambalyey na yaa munaasabadda Cii dul Adxaa, Ilaahay ha inaga aqbalo dhamm aan acmaasha aan ku we yn eyno munaas abaddan weyn ee Xajka iyo soon ka ay ka mid yihiin, fadliga ciidda awgeed wax aan Allaah ka baryayaa inuu nagu deeqo far xad iyo nabad waarta, isla markaana aan ca aw inno kuweenna gacan qabasha da u baa han.

Madaxweyne Guudlaawe” Shalay sina bad ah ayaa looga Ciiday degaanna dii laga saaray Al-Shabaab”

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guud laa we Xuseen ayaa Shalay salaada ciida boqol aal shacab iyo mas’uuliyiinta ka tirsan Maamu lkakula dukaday Masjidka Madax tooyada Hir shabeelle. Madaxweynaha ayaa Bulsha da Soomaaliyeed gaar ahaan Dad ka Hirshabeelle ugu hambalye yay farxada munaasabada Ciida Carafo isagoo Bulshada Soomaali yeed u gu baaqay inay is caawiyaan isu naxariistaan isna garabsadaan. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambal yeeyay Ciidamada Geesi yaasha iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee naftood hurayaasha ah ee ku ciidaya furaha ho re ee dagaalka iyagoo oo Al-Shabaab ka saar ay degmooyin iyo deegaano badan oo Shalay si nabad ah loogu ciidayo.

Dowladda oo war cusub kasoo saartay cunaqabteynta hubka

DFS ayaa haa tan dadaal xoog leh ku bixineyso in laga qa ado cunaqabateynta hubka ee saa ran Soomaal iya , taas oo lagu soo rog ay sanadkii 1992.

Dowladda ayaa qorshe ballaaran oo arrint an ku aa dan hadda ka wada maga alada New York ee dalka Mareykanka halkaas oo fadhi u ah Golaha Ammaanka ee Q/M.

Cali Cumar Cali (Balcad) oo ah Wasiiru Dow ladaha Wasaaradda Arrimaha Diba dda Sooma aliya oo ku sugan magaaladaas ayaa war cus ub kasoo saaray howsha ay wadaan ay ku aad an cunaqabateynta hub ka ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in haatan shirar ay ka wadaan dalka Marey kanka, isla-markaan looga hadlayo sidii cunaqabateynta hubka ee saaran Somaliya looga qaadi lahaa.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in cun aqateynta hubka saaran Soomaaliya, uu yahay midkii ugu dheeraa ee waddan la saaro, taasi ayuu sheegay in ay dadaal ku bixinayaan sidii waddanka looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka, .

Waxaa kale oo uu carabka ku dhuftay in dow ladda federaalka ay hadda dhiseyso Ciidamade eda, isla markaana Dalka uu ku jiro Xaalad dag aal. Cali Balcad ayaa sidoo kale shaaciyay in Soomaaliya ay u baahan tahay fursad ay hub kusoo iibsan karto, taasina ay ku xiran tahay in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran.

"Haddii la rabo in Soomaaliya ay cagahee da ku istaagto, haddii la rabo in Soomaaliya ay yeelato Ciidan badali kara, Ciidamada wadama da aan saxiibada nahay ee noo soo gurmaday ee nala jooga in muddo 16-sanno ee ATMIS ( EX AMISOM ), waxa ay Soomaaliya u baahan tahay in ay hesho fursad ay ku soo biibsan kar to hub noocyadiisa kala duwan hubka ee ay rabto si ay Ciidamada qeybahooda kala duwan ay ugu qalabeyso marka muhiimad weyn ayey inoo tahay in Soomaaliya laga qaado Cunaqa bateynta hubka ee saara, inta sanadkan uusan dhammaan ayaan qorsheyneynaa si sanadka dambe aan u dhisno Ciidamo ilaalin kara amn iga iyo Qaranimadiisa Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Cumar Cali (Balcad).

Si kastaba, dhowaan madaxweynaha Soom aaliya oo New York uga qaybgalay shirka Gola ha Ammaanka ee QM ayaa ka dalbaday in dalkiisa laga qaado cunaqaba teynta hubka, isa ga oo dhanka kale golaha la wadaagay guul aha ay dowladdiisa ka gaartay dagaalka adag ee ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.


Golaha amamanka oo muddo lix bilood ah dib u dhigay bixitaanka ciidamada ATMIS ee Somaliya

Golaha Ammaanka ee QM ayaa cod aqlab iyad ah ku meel mariyey qaraar lix bilood ah oo lagu kordhinayo illaa bisha December ee soo socota xilliga hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

Golaha ammaanka ay aa sheegay in muddada as lixda bilood ah lagu taage erayo diyaarinta qorshaha dawladda Soomaaliya ee wejiga labaad iyo dhimista ciidamada hawlgalka ATMIS.

Golaha ammaanka ayaa ugu baaqay dowl adda Soomaaliya inay sii wado la shaqeynta Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Mido wga Yurub iyo la-hawlgalayaasha kale, si ay si tartiib tartiib ah ugala wareegaan mas'uuliyadda amniga ATMIS.

Goluhu wuxuu ka codsaday Dowladda Soo maaliya iyo Midowga Afrika inay sameeyaan qiimeyn farsamo oo wadajir ah ugu dambeyn 31ka Agoosto, si loo qiime eyo wejiga koowaad ee dhimista ATMIS, halka 15ka Sebtembar loo diyaar garoobayo wejiga labaad iyo in dowlad da Soomaaliya usoo bandhigto Golaha warbi xin cusub 30ka Noofambar, taasoo ku saabsan horumarka laga gaaray hirgelinta qaab dhisme edka amniga qaranka oo dib loo eegay

Ku xigeenka ergayga joogtada ah ee Soo maaliya ee Qaramada Midoobay, Maxamed Raabi Yuusuf, ayaa soo dhaw eeyay dib u cusb oonaysiinta howlgalka ATMIS-ka, isagoo xusay in howlgallada Soomaaliya ay hormuudka ka tahay ay ka dhasheen khasaare xooggan iyo dhul ballaaran oo Al-shabaab laga gaaray.

"Dowladda waxaa ka go'an in ay si buuxda mas'uuliyadda ammaanka ugala wareegto AT MIS waqtiyada lagu heshiiyey, iyada oo qor sheynta iyo hirgelinta dhimista la fulinayo iy adoo lala kaashanayo guddiga farsamada ee wadajirka ah,” ayuu yiri ku xigeenka ergayga Soomaaliya ee UN.

Waxa uu xusay in wejigii koowaad ee dhimista 2,000 oo Askari oo ATMIS ah uu heer gabo gabo ah marayo, ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyana ay qaadanayaan mas’uuliya dda 4 xarumood oo ay horay ATMS uga howlg ali jirtay.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay in qeyb ka mid ah cunaqabateynta hubka ee Qaramada Midoobay ay caqabad ku tahay awoodda ay dowladdu u leedahay inay si ku filan u hesho ciidankeeda amniga si ay uga hortagto khatarta soo korortay ee al-Shabaab - taas oo u ogolaan karta inay dib isu abaabulaan. Isagoo ku cel celiyay baaqii Dowladiisa ee ahaa in si deg deg ah cunaqabateynta looga qaado Soomaaliya.

Madaxweynaha Jubbaland oo shaaca ka qa aday inuu tagayo gobolka Gedo cid walbana ay tagi karto

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Ax med Maxamed Islaam, Axmed Madoobe oo Shalay Salaada Ci ida Carafo kula Tukaday xar un ta Madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo dadweyne fara badan iyo masuuliyiin ka tirsan maamu lkiisa ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xaalada gobolka Gedo.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ugu hore yn shacabka reer Jubbaland ugu hambalye ey ay munaasabada maalinta koowaad ee Ciida Carafo ayaa ugu baaqay reer Jubbaland inay xoojiyaan midnimada iyo wadajirka umadeed isl amarkaana ay ka qeyb qaataan sidii looga hor tagi lahaa dhaqamada fasahaadinaya bulshada deegaanka.

Axmed Madoobe oo si qota dheer uga hadl ay arrinta gobolka Gedo ayaa sheegay in looga baahan yahay shacabka reer Gedo iney la sha qeeyaan mamaulka Jubbaland, isagoona xusay in Gedo ay ka mid tahay Jubbaland uuna tagi doono.

"Gedo waa Jubbaland aniga ayaa tagaya, qof walba ayaa tagaya, ma doonayo in laysku xad gudbo, mana doonayo inan ka hadlo wixii horay usoo dhacay, shacabka reer Gedo waa dad walaalo ah, waxaan leeyahay horumarka deegaanka aan ka wada shaqeyno, wixii tagay way tageen waxaan rabna in dadka la isku wa da keeno oo la heshiiyo, qofkii dhaqan ah dha qankiisa lagu tixgaliyo, kii maamul ah maa mulka lagi tixgaliyo oo meel la isugu tago so loo xaliyo qof walba oo wax tabanaayo" ayuu yiri Madaxwey naha Jubbaland Axmed Madoobe.

Hadalkaan kasoo yeeray madaxwe ynaha Jubbaland ayaa imaanaya, iyadoo Dorraad mag aalada Garbahaareey ee gobolka Gedo uu gaa ray guddoomiyaha cusub ee gobolkaas uu dha waan magac aabay madaxweyne Axmed Mad oobe, kaasoo mudo dhowr jeer oo hore laga hor istaagay inuu tago Garbahaareey.

Laba sanno kadib qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo war cusub soo saaray

Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada dhashay Ikraan Tahliil oo muddo 2 sano ah la gu la’yahay gacanta Hay’adda Nabad-Sugidda ee NISA ayaa la had ashayUniversal TV,ayada oo war cusub kasoo saartay kiiska gabadhe eda. Hooyo Qaali Guhaad ayaa shaaca ka qaa day in weli ay ku jirto xaaalad murugo ah, maad aama aysan weli nolol iyo geeri ku heyn gaba dheeda oo maqan muddo laba sano ah

. "Aniga Xalay murug ayay ii tahay, ayada oo loo dabaal-dagay aalo maalintii aan xorownay, laaki in murugtaas ayaa i heysato waa damaashaadi jiray meel kasta oo dunida uga noolahay laakiin labadaan sanno waa iiga bedalan tahay xa nuun, gabadhiina sidii ayay iiga naqan tahay” ayay tiri Hooyo Qaali Maxamuud Guhdaad oo mar kale soo hadashay.

Waxa ay mar kale eedeyn culus u jeedi say madaxdii hore ee dalka, gaar ahaan taliskii hay ’adda NISA ee uu hoggaami nayay, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

"Gabadheeda waa la’ahay waa la dhibaat eeyay dowladdii Maxamed Cabdul laahi Farm aajo oo Fahad Yaasiin Taliska u joogay, Cabdu llaahi Kulane, Yaasiin Farey, Wadnaqabad iyo darawalkii Kulane intaas oo u shirtay gabdhe eda ayay ku maqan tahay” ayey sii raacisay.

Dhanka kale, Hooyo Qaali oo hadalkee da sii wadata ayaa shaaca ka qaaday in illaa & ha dda waxba laga qaban kiiska gabadheeda, isla-markaana dacwaddii ay u gudbiyeen Maxkam ada Ciidamada aan horey loo sii wadin, taas oo ay ku tilm aamtay wax laga xumaado. "Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dacwadda geeyay illaa iyo hadda faylk edda wuu buseestay wax kor usoo qaaday ma laha” ayay mar kale tiri Hooyo Qaali Guhaad.

Ugu dambeyn waxa ay farriin u dirtay mad axweynaha iyo taliyaha NISA, ayada oo ugu ba aqday in mar kale ay kiiska dib u furaan, si ay cadaalad u hadasho gabadhe eda Ikraan.

"Madaxweynaha Xasan Sheekh Max am uud aniga dulmane ayaan ahay qof nool ayaa iga maqan oo iga hor muuqato geeri iyo nolol waa inaan mid ku helo. Waxaan kaloo baaq u dirayaa taliyaha Nabad Sug idda iyo Sirdoonka Qaranka Dalka Mahad Maxamed Salaad wax aad fadhisaa hay’ addii ugu weyneyd waddan ka cadaalad ay ay idinka baahan tahay Ikraan” ayay hada lkeeda kusoo xirtay Hooyo Qaali Maxa muud Guhaad.

Si kastaba, kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo horay dalka uga dhaliyay xiisad siyaasa deed xoogan ayaa illaa hadda meel lagu sheegin, ay ada oo xilalka u sareeya dalka ay qabteen siy aasiyiintii Dorraad u qeylin ayay in cadaalad he sho Hooyo Qaali Maxa med Guhaad.

ATMIS Oo Saldhigyadoodii Sh.Dhexe Ku Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh. dhexe ayaa sheegaya in ciidamada ATMIS ay ciidanka xoogga dalka Soomaa liyeed ku war eejiyeen saldhigyo waaw eyn oo ay in mudo ah ku sugnaayeen.

Taliyaha Guutada 4-aad, qaybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Kornayl Saneey Cabdulle ayaa ciidanka ATMIS kala wareegay difaacyadii ay ka daganaayeen Mag aalooyinka Miirtaqwo, Xaaji Cali, iyo Cadale oo ka wada tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe.

Munaasabada waxaa ku sugnaa saraakiil iyo mas’uuliyiin ka kala tirsan ATMIS iyo dowladda Soomaaliya, iyadoo talaabadan lagu sheegay iney salka ku heyso qorshha ah dalka uga bax ayaan 2,000 askari, waxa ana meelaa ay ban eeyaan dagaya ciidan ka SNA.

Inkastoo howshan ay wi dar dar leh ku so coto, hadana madaxweynaha Kenya ayaa iska diiday in ciidamadiisa uu la boxo, isagoo ku adk eystay iney dalkan sii jooga yaan ilaa Shabaab la waayo.

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Cii danka Lugta oo ciidanka xoogga kula ciiday Janaale.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda feder aalka Soomaaliya Md. C/dir Maxamed Nuur Ja amac oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoog ga dalka Sareeyo Guuto Axmed Aad an Cali ayaa deegaanka Janaale kula ciid ay cutubyo ka tirsan Ciidan ka Xoogga dalka.

Wasiir C/dir oo ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada 14ka Octo ber la hadlayay ayaa ku bo oriyay inay dardargel iyaan howlgallada dalka looga xoreynayo argagixisada Al-shabaab. Wa siirka Gaasha andhigga XFS Md. C/dir Maxa med Nuur Jaamac iyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS ,Guuto Axmed Aadan Cali ayaa xusay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto sidii ay munaasabadda Ciidul Adxa ula qaadan laha ayeen geesiyaasha Qaranka.

Gudoomiyaha cusub ee Gedo oo Garbaha arey gaaray, kuna dhawaaqay

Guddoomiyaha cusub ee dhawaan uu mad axweyne Axmed Madoobe u magac aabay gob olka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir) ayaa Shalay gaaray magaalada Garbahaareey ee gobolkaasi.

Guddoomiye Shimbir oo dhowr jeer uu ma amulkii hore ee gobolka ka hor istaagay inuu tego halkaas, ayaa ugu dambeyn Shalay gaa ray Garbahaareey, halkaasi oo si weyn loogu soo dhawee yay. "In badan ayaa idin sal aamaya soo dhaweyntiina aan hore loo sii sheegin had dana uu hoolka idin deeqi waayay aad ay aa idinkaga mahad celinayaa, maamulka degmada oo guddoomiye Xasan ugu horre eyo waa u mahadcelinayaa,” ayuu yiri gud oomiyaha cusub ee G/Gedo.

Waxa uu intaas sii raaciyay "Dadka dad hore usii diyaar garoobay ma ahan, inbad an ay aa wada-hadli doonaa oo sida uu guddoomiye Macalimow iyo guddoomiye Xasan ay sheeg een wax badan oo dadka anfaca ayaa qaban doonaa.”

Guddoomiye ayaa waxa uu sheegay in maa mulkiisa cusub uu qabanayo shirwey ne loo dhan yahay oo dib-u-heshiisiin iyo wada-tashi ah, "Cid walba oo reer Garba haareey ah wax aan rabnaa inay imaato, oo xor ayay u tahay in ay imaato halkaan.”

Waxa uu ballan-qaaday in aysan marda mbe dhici doonin shaqsi siyaasi ah laga ce liyo G/Gedo, sida uu maamulkii hore uu dhowr jeer ku sameeyay guddoo miyahan.

"Waad ogtihiin aniga waa la icel-celiyay, laakiin hadda kadib cidna lama celin doono oo qoladii i celinaysay xitaa waa fasaxan yihiin waa imaan karaan, cid dambe oo Helicopter ha soo raacdo ama dhul ha soo marte meel aan airport aheyn ka imaan doonta majirto gadaa shay.”

Guddoomiye Shimbir ayaa sidoo kale halka asi ka wada kulamo uu la leeyahay siyaasiyiin ta, odayaasha iyo saraakiisha deegaanka, kuw aasi oo uu kala hadlayo sidii ay ula shaqeyn lahaayeen maamul kiisa cusub.

Md.Shimbir ayaa hore dhowr jeer ugu fashi lmay inuu tego magaalada Garbahaar eey, ka dib markii ay is-hortaag ku same yeen xubno ka tirsan maamulka horay ugu magacawna gobolkaasi iyo dad deegaanka ah.

Si kastaba, illaa hadda si rasmi ah loo ma oga waxa lagu qanciyay dadka reer Ga rbahaar eey oo horey saluug uga muujiyay siyaasada Axmed Madoobe, mana jirro wax war ah oo kasoo baxay maamulkii ho re ugu magacawna gobolka ee diiday soc daalka maamulka cusub.

Gudoomiyaha cusub Gobolka Hiiraan oo so cod ku soo maray laamiga dheer ee Beledw eyne

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan, Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow) ayaa Shalay socod ku soo maray laamiga dheer ee M/Beledweyne, xilli dadka reer Bele dweyne ay u dabaal degayaan maalinta 1aad ee Ciidda Carafo. Gudoomiyaha oo socodka ay ku weh liy een xubno masuuliyiin ah ayaa waxaa dhin acyada ka socday ilaaladiisa gaarka ah.

Gudoomiyaha ayaa la arkayay, isagoo salaa maya, qaarkoodna gacan-qaadaya dadkii dhex socday waddada, isagoona u gu hambaly eeyay maalmaha ciiddaan bar akaysan.

Gudoomiyaha ayaa bogaadiyay in dadku ay si nabadgelyo leh ku damaasha adaan ciidda 2aad ee Islaamku uu leeya hay, si ay dareen kooda farxadeed ee cii dda ula wadaagaan xubnaha qoyska, ehel ada iyo weliba bulshada inteeda kale.

Tani ayaa imaanaysa, xilli ay Beledwe yne ka taagan tahay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay xil ka qaadista Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cisma an, kaas oo si weyn uga horyimid xil ka qaadistii uu toddoba adkii hore ku samee yay Madaxweynaha Hir shabelle, Cali Cab dullaahi Xuseen (Cali Guud laawe).

Dagaal ka dhacay Duleedka Dhuusamar eeb iyo khasaaro ka dhashay

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gal gaduud ee dowlad Goboleedka Galmu dug ay aa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay Labo mal eeshiyo Beeleed uu Shalay ka dhacay duleed ka degaanka Ilix oo hoostaga degaanka Ceel dheere ee dulee dkamagaalada Dhuusamar eeb ee gobolka Galga duud.

Dagaalkaan ayaa salka ku haaya Arri mo la xariira muran dhuleed isagoona mar kii danbe isku badalay gacan kahadal toos, waxa ana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in aryanka hubka noocyadiisa kala duwan oo ay isku ade egsanayeen labada dhinac laga maqlayay mag aalooyinka Guriceel iyo Dhusamareeb.

Wararka aan helnay ayaa waxaa ay intaasi kudarayaan in Mas’uuliyiin katirsan laamaha Amniga magaalada Dhuusamareeb oo dagaa lka ku baxay, iyagana la rasaaseeyay, waxaa na weli Goobihii lagu dagaalamay laga maqlay aa rasaas xoogan.

Laamaha Amniga dowlad Goboleedka Galm udug ayaan weli ka hadlin colaadaan kasoo cusbonaatay degaanno hoostaga magaalada Dhuusamareeb, waxaana dagaalka uu kusoo aadayaa xilli Shalay ay tahay Maalinta Koowa ad ee Ciida Carafo.

Soomaalida Zwolle, Nederlands oo mun aasabad gaar ah u sameysay Ciidda

Munaasabad lagu maamuusayay fadliga& khe yrka ay xambaarsan tahay ciidul-adxa,ayna soo qabanqaabiyeen Jaaliyada Soomaali da ee ku dhaqan Magaalada Zwolle & Magaalooyin ka ku dhowdhow ayaa Shalay lagu qabtay magaaladaasi. Guddoomiyaha Jaaliyada Soom aalida Zwolle C/qaadir Cali [Nuune] oo dhinaca kal ena ah Guddoomiye ku-xig eenka dalla dda ay ku middeysan yihiin ururada Soomaalida ee magaceeda loo soo gaabiyo FSAN, oo ka hadlay munaasab adaasi ayaa ugu horreeyn u mahadceliyay qoysaska Sooma alida ah ee ku dhaqan Zwolle & nawaaxigeeda sida ay mar walba u ilaaliyaan midnimada & wadajirka dhexdooda ah, isaga oo dhinaca kalen xusay in Zwolle ey tahay Magaalo dadka Soomaalida ah ee deggan ay tusaale u noqon karaan mus htamacyada kale ee Soomaalida ah ee ku dhaqan Nederlands

. Maalmahan barak aysani waa maalmo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna.. dadka Muslimiinta ah ee soo gudatey acmaasha Xaj ka ee sannadkan waxa an ALLE uga baryayaa inuu ka aqbalo acmaa shooda wanaagsan. Xajku waa tiir weyn oo ka mid ah tiirarka ay ku taagan tahay diinteennu, ummadda Soomaaliy eed meel kasta oo ay joogaan waxaan ALE uga baryayaa midnimo, dowladnimo & in ALLE uu quluubtooda burcad isu-mariyo” Ayuu yiri Guddoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Zwolle & nawaaxigeeda C/qaadir Cali [Nuune], isaga oo dhinaca kalena u mahadceliyay hooyooyinkii & walaalihii kale ee isku xilsaaray in ay raashin macaan oo kala ceyn ah u soo diyaariyaan Jaal iyada munaasabadan qiimaha badan darteed.

Nuune, mar uu ka hadlayay qiimaha midni madu u leedahay Soomaalida, wuxuu ku nuux nuuxsaday in dadka Soomaalida ee deggan Zwolle yihiin dad ka kala yimid cirifyada Soom aaliya & meelo kale oo dunidda ah, haddana uu ALLE ku kulmiyay halkan [Zwolle & nawaaxi geeda] ayna ka middeysan yihiin in iyaga oo is ku hadaf ah ay wax la qeybsadaan mushtam acyada kale ee dalkan ku dhaqan, si ay u hel aan xuquuqda ay dalkan ku leeyihiin, iyaga oo buu yiri dhinaca kale na ilaalinaya sharafta & karaamada dalkooda & dadkooda.

"Mushtamaca Soomaalida ee deggan Zw olle & Magaalooyinka ku dhowdhow waxeey mar walba caan ku yihiin in ay tusaale wanaag san u noqdaan mushtamacyada kale ee Soom aalida ah ee ku dhaqan Magaalooyinka kale. Anigoo fursadan ka faa’’iideysanaya waxaan u mahadcelinayaa hooyooyinkii & walaalihii inoo soo qidmeeyay ee raashinkan caynba-caynka ah inoo keenay waxaan leeyahay waqtigiina & xoogiina ALLAHA idinka ajar siiyo” Ayuu yiri C/qaadir Nuune.

Guddoomiyaha Jaaliyada Zwolle & nawaa xigeeda waxaa kale uu sheegay in dalladda FSAN oo ah dallad ay ku middeysan yihiin in ka badan 56 ururo Soomaaliyeed ah insannadk an ay go’aa misay in Magaalada Zwolle ay mar ti geliso xuska & dabaaldaga munaasabadda 1-da Luuliyo oo ah munaasabad ku weyn quluu bta ummadda Soomaaliyeed.

"1-da Luulyo, waa maalintii ay gobolla da Ko onfureed ee Soomaaliya ay ka qaa teen xornim ada gumeystihii Talya aniga, islamarkaana ay la midoobeen gobo llada Waqooyiga. Sannad kan Zwolle wax eey dusha u ridatay in ay qab ato xaflad lagu maamuusayo 1-da Luuliyo” Ay uu yiri C/qa adir Nuune.

Xafladdan oo aheyd mid si qurux badan loo soo agaasimay waxaa kale oo kelmado qiimo badan ka jeediyay qaar ka mid ah hormuudka Jaaliyada Zwolle, waxa anna dadkii ka soo qey bgalay ay dhamm aantood si wadajir ah ugu du ceeyeen umm adda Soomaaliyeed inuu ILLA AHEEY cul eyska ka qaado.


Xisbiga Waddani oo sheegay in Cabdiri saaq Khaliif uu wali yahay gudddoomiya ha Golaha Wakiilada Somaliland

Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa sheeg ay in guddoomiyihii is casilay ee Golaha Wakii lada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed uu wa li hayo xilka guddoo miyenimo, madaama aanu goluhu wali cod ku caqbalin isca silaadiisa.

Guddoomiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo Shalay had al ka jeediyay goob lagu oogay ay saalada Ciida Carafo, ayaa sheegay in Khaliif uu wali hayo xilka guddoomiy aha ilaa oo uu goluhu aqbalo iscasilaadiisa.

"Waxa laga yaabaa in dhawayd in la hadal hayay Cabdirisaaq Khaliif oo guddoomiyihii baarla maanka ah oo inaga tagay, wali inkasta oo aan is casilaadii aanu baarlamaanku ka aqbalin oo uu xil kiiba malaha wali hayo, go'aankiisa shakhsiga ah ayuu inoogu yimid, go'aankiisa shakhs iga ahna wuu inagaga tagay" ayuu yidhi Xirsi.

Xirsi waxa uu sheegay in ka xisbi ahaan ay bari ka yihiin qaladkasta oo lagu eedaynayo Khal iif iyo xukuumada Som aliland labadaba.

"Hadii uu qalad sameeyay, iyo hadii uu khiyaa mo sameeyay wixii ku caddaada, iyo xukuumadu wixii ay tacadi halkaa ka gaysatayba, anagu xisbi ahaan iyo shakhsi ahaanba bari ayaanu ka nah ay, qofkasta oo xad gudub sameeyay ama khay aamo qaran ku kacay lama qabno" ayuu yidhi Xirsi.

Waxa uu sheegay in ka xisbi ahaan ay rabaan in xaalada Laascaanood si nabada loo dhamee yo, oo bulshadu u kacdo sidii looga howlgali lahaa nabada, waxa kale uu uu xusay in ay hanaan dowladeed oo suuban samayn doonaan hadii ay kursiga yimaadaan.

Guddoomomiye Khaliif ayaa kasoo ba xay xisb iga Waddani doorashadii golaha wakiilada ee 31 May, 2021, iyadoo xisbigu uu dagaal badan u gal ay sidii uu guddoo miye u noqon lahaa, waxa kale oo la she egaa in xidhiidh saaxiibtinimo oo dhow ay lahaayeen isaga iyo Xirsi.

Madaxweynaha Belarus ,”Ma jirto sabab looga cabsado Wagner”

Alexander Lukashenko ayaa sheegay in aysan jirin sabab looga cabsado dagaalya hanada Wag ner ee ka soo muuqday Bela rus. Hoggaamiyaha rug-cad aaga ah ayaa sheegay in ciid amadiisa ammaanku ay il ga ar ah ku eegi doonaan Wagn er. Markii uu dhammaaday gadoodkii Sabtidii, wa xaa lagu dhawaaqay in Yevgeny Prigozhin iyo qa ar ka mid ah dagaalyahannadiisa Wag ner la siin doono gabaad nabdoon oo Bela rus ah iyadoo aan weli taasi la xaqiijin. Mar sii horeysay,

Mr Lukashenko ayaa saxafiyii nta u sheegay in is aga iyo kuwa kale ay u malee yeen in xiisada u dhaxeysa Wagner iyo taliyayaasha ciidamada Ru ushka ay iyagu xalin doonaan, balse aysan taasi dhicin. Ma jiraan geesiyaal ka soo baxay is-maan dhaafka ayuu yiri, maaha Madaxweyne Putin, ma aha Yevgeny Prigozhin, iyo lafti isa toona. Waxa uu ku lug lahaa dhexdhe xaadinta heshiis u dhex eeya Kremlin iyo Wagner.

QM oo sheegtay in ku dhawaad 1 milyan ay ka qaxeen colaadda SUDAN

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxooti ga ee UNHCR ayaa Talaadadii ka digtay in colaadda ka taagan Suudaan ay ku riixdo hal milyan oo qof inay isaga soo cararaan dalkaas, iyaga oo ka baxaya xuduudah eeda. Ilaa hadda, iskahorimaadka u dhexeeya kooxaha millatari ee dagaallamaya, oo billo wday bartamihii bishii Abr iil, ayaa sababay in ku dhawaad 600,000 oo qof ay u qaxaan dalalka deriska ah, sida Masar, Chad,K/Suudaan iyo J/Afrikada Dhexe.

"Nasiib darro, markaan eegno sida ay wax u socd aan, marka loo eego xaal adda Darfur, waxay u bad an tahay inaan dhaa fno 1 Milyan,” ayuu yiri Raouf Mazou, Kaal iyaha Wakiilka Sare ee Hawlgalka UNHCR Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaastay in ka badan 2.5 milyan oo qof inay tan iyo bi shii April ay ka barakaceen guryahoodii. VOA

Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falas tiin

Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sark aal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rab shadaha ka socda Daanta Galbeed ee la hay sto,sida lagu xaqiijiyay war ka soo baxay xafiiska wasiirkaasi.

Hadal ka soo baxay xafiiska Wasiirka ayaa la gu sheegay in Israa’iil ay doonayso in ay la dag aalanto dadka deggan Israa’iil ee weeraray bulshooyinka Falastiiniyi inta, kadib markii uu la kul may Hussein Al-She ikh oo ah sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Fala stiin

Tallaabadaan ayaa ku soo beegmay xilli ay isa soo tarayaan walaaca uu Maraykanku ka qabo xa aladda Daanta Galbeed ee la haysto,iyadoo sidoo kale Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoo bay ay ugu baaqeen dhina cyadaasi in ay ka shaqe eyaan sidii xiisadda loo qaboojin lahaa.

"Israa’iil waxay ciqaab buuxda marsiin doont aa dadka rabshadaha sameynaya,” ayuu yiri wasi irka difaaca Israa’iil,kaas oo uu ula jeeday canaas iirta xagjirka ah ee dadka Yuhuudda.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay xafiiska sarkaalka Falastiin ee lala kulmay

GOOFAHA HAABAAY, GANDA RSHE IYO UN. 1958.

Qoraaladii aan hore uga soo helay Kaydka Do kumentiyada UN-ka, ee "UN Archive” , waxaan ku arkay Somali, Shir kad iyo Ganacsato Danley ah oo Goof isku Dacweynaa 65 Sano ka hor. Dacw adii wa xaa ku guuleystay Markaa Dadkii deegaan

ka. (F.S: 1aad) Waxa ay u qorneed sidaan: I.Ca ba shadii, Al Xaaji Cabdullahi Sh.Abi ikar (T/PET. 11/ 735) 1.Warqadaan oo soo baxday 8 November 1958 . waa cabasho aan ku Ashtakoonaa, Aniga oo ka waiil ah Dadka Reer Gandarshe, waxaan ka ca ban eynaa Dhaqdhaqaaqa Shirkad Shidaal oo Ma rykan ah.Waxaana ka Codsanaa UN in ay arr intaa soo faragaliso. 2.Isagu ( Xaji Cabdullahi) wa xa uu ka cabanaa in shirka ddu ay Qodeeyso Dh ulkiisa, mana Aqoons ano warqadda Fasaxa ah ee Dowladda Daakhiliyadu ay siisay Shirkadda.

Wax mag dhaw ahna lagama siin.Waxa kale oo uu ka dacwoonaa Ganacsatada Reer Maraay As cia iyo Reer Hobyo ah, kuwaa oo Gan acsi ka bi laabay Gandarshe iyaga oo si sharci daro iyo Du lmi ah Mareykanka ugu sheegay in aynan aqoon san ama tixgalin cabashada Reer Gandarshe. 3.Baaritaankii Haydda Maamulku ay sameysay ee ( T/CBS. 11/ 102, Qeybta 1aad) in dhulka la isku heysto aynan leheyn Dadka Dacwoo nayo iyo Qa biilkuba uuna yahay dhul Banaan oo bacaad ah oo aan weligii la tacban. Soo koobidan Telgaram yadii loo diray UN-ka oo markaa aheyd tii na gaa raiineysay Xuriyadda waxaa ka muuqdo saddax aragti oo kala ah:

1.In Al xaji Cabdullahi Sh.Abiikar iyo Dadka Re er Gandarahe ay 65 Sano ka hor ka dacwoonaye en Dhulkoodaa oo Rag Ganacsataa oo Deegan kale ka yimid ay kula heshiiyeen Shirkad.

2.Taarka 2aad oo la soo koobay waxa uu muu jinayaa In Reer Gandarshe aynan Aqoonsaneyn Go’aankii Xukuumaddii Daakhiliyadda oo si sharci daro ah ku bixisay Deegaan ka mid ah Goof Xeeb eedka Gandarshe, wax wada hadal iyo Magdhaw ahna aan laga siin Dadkii Deegaanka.

3.Taarka Sadaxaad – Qodobka 3aad, waxa uu muujinayaa in Maamulkii Daakhi lyaddu ay la saft een dhinicii Ganacsatada iyo Shirkadda oo ku doo dayo Dhulkaa in aynan leheyn kuwa u dacwoona yo iyo Qab iilka Deegaanku. Dacwooyinkii ay Qor een Reer Gandarshe iyo sidii ay dhulkooda ku soo ceshadeen oo Faahfaahsan waxaad ka heli kartaa Kaydka Qoraaladda UN-ka ee Magaalada New York ee Dalka Mareyk anka lagu keydiyay 65 Sano ka hor. Dhul xeebeedka u dhexeeyo Xa mar ilaa Marko Hadda waa wada cabiran yahay weliba meelaha qaar waxaa la siiyay Shirkado iyo Shakhsiyaad loo cabiray 30.000 Boos iyo ka bad an.Kan Xamr iyo Haawaayna had eey ku socotaa. Boobkii Bilaawday 65 Sa no ka hor Aabayaashii difaacay, waxaa la sugayaa Caruurtooduna in ay u sii difaac aan Caaruurtooda Jiilka dambe, kana ilaal iyaan Shirkado, Danleey deegaanka ah iyo Maamul Gobaleed Muqus ah oo u sharciy eeyo. Dhulka Xeebta ku dhirirsan ee Laba da Shabeele ee Xamar Darfaha ka xigo

(xamar ilaa Marko iyo Xamar ilaa warshi ikh.Haabaay iyo Gandarshe) maxaa Shirkaduhu u boobaan iyaga oo adeegs anaa Dadka deegaan ka qaar?

(F.S: 2 & 3aad) Dhinac waxaa lagu shee gay in Airport laga dhisayo, Dhinacna wax aa lagu shee gay in dhinaca Berriga ee Xeebta u dhaw uu ku yaal Ceelka Gaaska la shito ee ( Koryoleey Basin 3) dhab ah aan lama ogo halka uu uga yaal Berr iga xeebta, Nin waliba waxa uu is leeyhay ku nas iibso.Ma xumo Ganacsatadu mar mar waa ku nasiibsadaan maalgashiga laakin waxaa muhim ah:

1.Sida aad ugala heshii say Dadka Dee gaan ka.

2.Sharciga aad kula wareegtay Saxni madiisa.

3.Ogolaashaha Dadka deegaanka.

4.Dhowridda Maslaxada Mustaqbalka ee Dadka

Deegaanka. Wixii Faahfaahin ah ka raadi Kayd ka UN – New york, 1958 wa khtigii Daakhiliyada ee AFIS ee Xuriyad Ga arsiinta.

FG: Wixii ka khaladan ka sax, wixii ka dhima nna ku dar

Qore: Yahya Amir .


LIISKA JAAMACADAHA AFRICA OO LASOO SAARAY IYO KAALIMAHA AY GALEEN KUWA SOOMAALIYA.

Laba jaamacadood oo K/Afrikaan ah, Jaama cadda Witwatersrand iyo Jaam acadda Johannes burg, oo dhowr kiiloomitir u jirta Johannesburg, ay aa ka soo baxay kaalinta koowaad iyo labaad 88 jaamacadood oo lagu qiimeeyay hormuu dka Jaa macadaha ee Times Higher Educa tion Sub-Sah aran Africa Rankings 2023 taas oo lagu dhaw aaqay 26-kii June oo Dorraad ahayd.

Jaamacadda Muhimbili ee caafimaadka iyo culuu mta isbahaysiga ee Tanza nia ayaa gashay kaalinta saddexaad, halka Jaama cadda Pretoria, oo sidoo kale ku taal Koonfur Afr ika, iyo Jaamacadda Makerere ee Uganda ay kala galeen kaalmaha afraad iyo shanaad.

Jaamacadaha kale ee ku jira 10ka sare, sida ay u kala horreeyaan, waxaa ka mid ah Jaamacadda Western Cape ee Koonfur Afrika, Jaamacadda Co venant ee Nigeria, Jaamacadda Rwanda ee sinna anta caafimaadka caalamiga ah, Jaamacadda Ashesi ee Ghana iyo Jaamacadda Ardhi ee Tansaaniya. Liiskan ayaa waxaa kasoo muuqday dhow jaamacadood oo ka howlgala Soomaaliya.

Jaamacadda ugusoo horreysa ee ee Sooma aliya kasoo gashay liiskan ayaa ah jaamacadda Abarar oo soo gashay kaalinta 38-aad.

City university of Mogadishu ayaa gash ay kaal inta labaad ee xagga Soomaa liya iyadoo guud ahaan kasoo muuqatay kaalinta 61-aad Jaamac adda SIMAD ayaa iyaduna sidaa lamid ah oo ga shay kaalinta 61-aad ee guud ahaan 88-ka jaam acadood ee la tiro koobay heerka aqoontooda.

Ugu danbeyn Jaamacadda Red Sea ay aa Gshay kaalinta 71-aad ee heerka jaam ac adaha Soomaaliya.

SHAN ARRIN OO NEBIGA (NNKH) KA DARDAAR MAY BALSE MEELAHA QAAR DUNIDA CAADI KA NOQDAY

Khudbadii U Dambaysay ee Nabi Muxamed (N NKH) jeediyay xajkiisii u dambeeyay Khudbad dii u bambaysay ee Nabi Muxamed (NNKH) jeedi yay xajkiisii u dambe eyay ug una horreeyay ee Dulxija san adkii tobnaad ee Hijriyada ay aa waxay ahayd markii uu Neb iga NNKH bini’aadamka oo dhan uu ujeediyay khudbad ay mudan tahay in qof walba oo Muslim ah uu akhriyo.

Nabi Muxamed (NNKH) afar jeer ayuu soo cu mraystay, balse hal mar oo kaliya ayuu soo gutay waajibaadka xajka. Waxaan diiradda saareynaa shan waxy aabo od oo uu Nabiga ka dardaarmay balse dunida Shalay aynu joogno caadi ka noq otay. ”Da dyohow i dhagaysta, ma garanayo in sanadkaan kadib aan mar dambe halkaan soo istaagi doono.

Sidaa daraaddeed si fiican u dhagaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan.

Meeshaan barakaysan, maalintaan barakay san iyo bishaan barakaysan darte ed, xasuusn aada inaad dhabtii Rabbigiina lakulmi doontaan, acmaashiinana laydinka xisaabin doono, hadaba digtoonaada.

Nebiga NNKH waxa uu maalintaas dad ka u sheegay inay ku dedaalaan shanta tiir ee Isla amka. Nebi Muxamed NNKH maalintaas ribada aad ayuu uga dardaarmay in la iska ilaaliyo laakiin hadda dunida Muslimka wey ku soo badatay oo waxay u muuqataa inay ba caadi iska noqotay.

Nebigu wuxuu yiri: "Ribo (Dulsaar) dha mmaa nteed waa mamnuuc, ha yeeshee faa'idadiinna idinkaa iska leh.”

Dhiigga bini’aadamka oo sabab la’aan la daadi yo Dhiigga bini’aadanka oo sabab la’aan la daad iyo Nebigu wuu ka dard aarmay dadkuna wuu uga digay in la daadiyo dhiigga bini’aamka sabab la’aan.

Dunida hadda dhiigga la daadiyo ama in da dka is sahlan ama sabab la’aan loo dilo aad ayay u soo badatay.

"Dadyohow dhiiggiinna iyo maalkiinnu, waa idinka xaaraansan yahay. Midkii idinka mid ah ee am maano haya, ha u celiyo qofkii iska lahaa.”

umarkaDiinta Islaamka dumarka aad ayay xuquu qdooda u ilaalisay

Diinta Islaamka dumarka aad ayay xuquuqdooda u ilaali say oo Nebiga maali ntaas du marka wuu ka dardaarmay in xaquuqdooda la ilaaliyo oo la xurmeeyo.

Nebi Muxamed NNKH wuxuu khudbad daasi ku yiri: "Ragow ogaada in dumark iinnu xaq idinku leeyihiin, idinkuna aad iya ga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay ogolaanshaha Alle iyo rumays naantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wan aagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lamma anaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.”

Rasuulka s.c.w. waxa uu ina baray in, runtii, haweenka iyo raggu ay shuraako yihiin. Haween ka iyo ragga waa ay is dham maystiraan. Lamaa nuhu, waxay ka dhigan tahay in aan wax badan wadaagno marka laga hadlayo ragga iyo haeen ka. Waxaa loo baahan yahay in la isfahmo oo la isu naxariisto.

Rasuulka NNKH wuxuu kor u qaaday maqaam kii dumarka xilligiisii. Dhawr hab-dhaqan oo aabba nimada Islaamka ka hor ayaa dib loo habeeyey. Haweenka ayaa la siiyay codad iyo goobo ay ku soo bandhig aan aragtidooda iyo cabashooyinko oda. Waxay kaalin mug leh ka qaateen horumar inta Islaamka. Ha is midab takoorina

Ku dhaqanka Qur’aanka iyo Sunnada "Bini Aadamka oo dhammi waxay ka yima ad een Aadan iyo Xaawo, Car abtu kama sarreyso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sarreeyaan car abta.

Dadka Caddaanka ahi kama sareey aan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama saree yaan kuwa cad. Keliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camalad iina. Ogaada Muslimiinta oo dha mmi waa walaalo, IslaamniMaduna waxay ku dhisan tahay walaaltinimo."

Dhammaanteen aan dib u fakarno oo intii aan dadka kale takoori lahayn aan si qoto dheer uga fikirno nafteena iyo qalbiy adeenna si aan u noqo nno dad wanaag san. Islaamku ma taageero sare ynta isirk iisa iyo nasabka.

Salaadda iyo tiirarka kale ee Islaamka

Nebiga NNKH waxa uu maalintaas dadka u shee gay inay ku dedaalaan shanta tiir ee Islaamka.

"Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joog ta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakay san ee soonqaad,ka bixi han tidaadda sakko, soo gudo waajibaadka xaj ka hadiiaad awoodid.”

Hase yeeshee Shalaya waxaad arkeys aa dad badan oo Muslimiin ah oo ka soo bixin qaar ka mid ah waajibaadkaas amaba dhammaantood.

MUSLIMIINTA CAALAMKA OO SHALAY U DAB AALDAGAYA XUSKA MAALINTA WEYN EE CIIDUL ADXAA

Muslimiinta Caalamka ayaa Shalay u dabaal dagaya xuska maalinta weyn ee Ciidul Adxaa oo ka mid ah labada ciidood ee Islaamka.

Inti awooddo, Shalay oo kale muslimi inta ay aa gowraca xoolo kaddibna ku sada qeysta dadka masaakiinta ah si farxa dda loo wada qeybsado.

In ka badan 1.8 milyan oo ruux oo gud anaya xajka sannadkaan ayaa ku ciidaya raxamka barak eysan ee magaa lada Makka.

War Talaadadi kasoo baxay Dowladda Sacuud iga ayaa lagu sheegay in xujye daasi ay ka kala yimaadeen in ka badan 150 waddan oo caalamka ah. Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka Muslim iinta ee Shalay sida weyn looga

Gabdho mataano ahaa oo ku dhintay du qayn Ruushka ka gaystay Ukraine

Hablahan mataano ahaa ayaa ka mid noqday 10 qof oo ku dhintay duqayn uu Ruushku ka gay stay maqaaxi ku taala Magaalada Kramatorsk ee bariga dalka Ukraine.

Yuliya iyo Anna Aksen chenko oo 14 jir ahaa ay aa fiidnimadii Habeen hore ku su gnaa maqaaxida Pizza-ha ee RIA, markii ay duqayntu dhaceysay.

Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in maqaa xida la bartilmaameedsaday, xilli uu mashquul badan ka jiray.

Sidoo kale dadka kale ee duqaynta ku dhintay ayaa waxaa ka mid ah wiil yar, kaas oo Shalay meydkiisa laga soo saaray burburka dhismaha, sida uu sheegay Duqa Kramatorsk, Oleksandr Goncharenko.

Saraakiishu waxay sheegeen in dhowr iyo kon ton qof oo kale ay ku dhaawacmeen gantaalka uu Ruushku ku weeraray maqaaxidaasi.

Dadka reer Kramatorsk ayaa weli xusuusan dhacdadii 63 qof ku dhinteen bishii April ee sanad kii hore, ka dib markii Ciidamada Ruushka ay gar aaceen maxaddo tareen oo ku taala magaalad aasi.

Dowladda Ukraine ayaa maamusha Magaalada Kramatorsk ee Gobolka Donetsk, inkastoo aanay ka fogayn dhulka ay Militariga Ruushka kaga su gan yihiin gobolkaasi.

Donetsk waxay ka mid tahay 4-tii gobol ee uu Ruushku qarameeyay bishii October.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip