Guddoomiye Madaale oo Shacabka Salaada Ciida kula dukaday Masjid kuyaalla Muqdisho

0
Wednesday June 28, 2023 - 09:29:53 in Wararka by
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Madaale oo Shacabka Salaada Ciida kula dukaday Masjid kuyaalla Muqdisho

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda salaada ciidda Carafo kula tukaday Masjidka Jaamaca ee Degmada Shangaani. Guddoomiyaha oo farxada Ciidul Car

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda salaada ciidda Carafo kula tukaday Masjidka Jaamaca ee Degmada Shangaani. Guddoomiyaha oo farxada Ciidul Carafa la qeybsanaayo Shacabka Soomaaliyeed, ayaa waxa uu eebe ugu baryay in uu ka aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee ay soo guteen, Asigoona kula dardaarmay in ay isku naxriistaan lana gar gaaro dadka danta yar. Ugu danbeyn Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed, ugu duceeyey in sanadkan midka xiga uu eebe ku gaarsiiyo, Nabad, Barwaaqo, Caafimaad iyo Midnimo. Isla markaana maalintaan weyn ee ciida carafo ay ku qaataan Farxad.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip