
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AISNIIN 26-KA JUUN 2023-KA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH "SOOM AALIYA QURXOON OO AY NAGU MAHAD IYAAN KUWA U DABBAAL DEGI DOONA SANNAD GUURADA 100-AAD AYAA LA RABAA IN AYNU HIRGELINNO”
Madaxweyne Xasan Sheekh "Soomaaliya qurxoon oo ay nagu mahadiyaan kuwa u
dabbaal degi doona sannad guurada 100-aad ayaa la rabaa in aynu hirgelinno”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soom aaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliy eed, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee dalka ayaa xusay qiimaha taariikhiga ah ee ay ka tarj umeyso maalintan oo ku suntan midnimo iyo Soomaalinimo.
Madaxweynaha ayaa sheegay in aan la inkiri karin dhibaatooyinka ay soo mareen dadka Soo maaliyeed iyo dhaawacyada gaaray midnima da, balse jiilasha maanta iyo barri ay hortaallo sidii ay uga dhabeyn lahaayeen riyada ku aadd an Soomaaliya xasilloon, heshiis ah, dadkeed una ay ku mideysan yihiin, taas oo u baahan isu dhibrin iyo isu tanaasul.
Related posts
"Dadka Soomaaliyeed waa in ay ka faka raan boqol sano kaddib xornimada, Soomaaliya noo cee ah ayaan u dabbaal dagi doonnaa?!. Soom aaliya qurxoon oo deggan oo ay na mahadiy aan kuwa u dabbaal degi doona ayaa la rabaa in aynu hirgelinno. Dadka waxa isku haynaya oo aan kala geynayn ayaa na hurran”.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bo gaadi yey xasilloonida iyo horumarka ay ku tallaabsa deen Gobollada Waqooyi, waxa uuna sheegay in ay ka dhiman yihiin waxbadan oo kale oo ay ku heli lahaayeen midnimada iyo dowladnim ada Soomaaliyeed, isagoo soo bandhigay sida ay uga go’an tahay in la dhammeystiro xal u helidda cabashadooda ku aaddan dowladnim ada Soomaaliya.
Sidoo kale, Munaasabadda waxaa kalmado ku aaddan qiimaha midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed ka jeediyey, Ku-sim aha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaa mac, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sh.Aadan Maxamed Nuur, Guddoomiyaha Aqa lka Sare Md.Cabdi Xaashi C/hi, Guddoomiyaha G/Banaadir Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale, culi mmo iyo waxgarad Soomaaliyeed.
Wasiirka Qorsheynta oo daah furay istaraati jiyadda Qaran ee istaatistikada Arrimaha Bulshada
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, Maalgashi ga iyo Horumarinta Dhaq aaalaha ee Xukuumadda Federaal ka Soo maaliya ,Md.Maxamuud Cabdiraxm aan Sheekh Faarax (Been ebeene) ayaa Shalay maga alada Muqdisho ku daah furay Istaraatijiyadda Qaran ee Istaatist Ikada Arrimaha Bulshada oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaran ka Soomaaliye ed.Istaraatiijiyadan ayaa loogu talagalay in la gu hago soo saarista istaat istikada arrrimaha bulshada iyo helitaanka xog taasoo awood siineysa qorsheyn ku dhisan xog -ogaalnnimo & horumar dhaqan-dhaqaale oo wax ku ool ah.
Hadii ay hirgasho Istaraatiijiyadan, waxa uu qof walba heli doonaa xog dhameystiran si uu u gaaro go’aamo ku dhisan xog-ogaalnimo oo horseedi kara isbeddel wanaagsan oo dhinaca arimaha bulshada ah.
Madaxweynaha JFS oo New York kula kulm ay xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda F ed eraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada New York kula kulmay xogha yaha Q/Midoobay Mudane António Guterres .
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin nabadda , amniga, xasilinta, iyo xaaladda bini’aadantinimo ee Soomaaliya.
Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay Antonio Guterres ayaa dowlada FS ku bogaadiyey guu laha wax ku oolka ah ee ay ka gaartay dagaal lada ka dhanka khawaarijta Al Sha baab, kuwa as oo laga xoreeyay deega anno badan oo dal ka ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kaga qeybgaley shi rka Golaha Amma anka ee Qaramada Midoob ay, isagoo ka jeed iyay Khudbad uu uu kaga ha dlay xaalada dalka, amniga iyo qaadista cunaq abateyn ta hubka saaran Soomaaliya.
Taariikh Nololeedka Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS
Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali Tali ya ha Ciidanka LUGTA ee XDS Waxa uu ku dha shay Degmada Balad xaawo ee Gobolka Gedo Sanadka Marka uu ahaa 1969 kii. Waxbarasad iisa Aas Aasiga wax aa ku soo qaatay Degm ada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo
Sanadihii 1985 kii /1986-kii Waxa uu ka baxay Dugsiga sare ee Jamaal Cabdi Naas ir ee Magaalada Muqdisho. Is la Sanadkii 1986-kii waxa uu ku xarooday Kulliyadda Ciida nka ee Jaalle Siyaad.
Sanadkii 1988-kii waxaa uu ka qalin jabiyey Kulliyadda Ciidanka ee Jaalle Siyaad, isagoona halkaasi ka qaatay Xidi gtii ugu horreysay, isla sanadkii 1988-kii isagoo ka tirsan qeybta 60 aad gaaska 13 aad ee CXDS waxaa uu qaatay Xidigtii Labaad.
Waxaa uu soo noqday Taliyaha Horinta Mili tary police sanadkii 1990-kii waxaa loo dalacsi iyey Darajada Dhamme/Kabtan,
BurBurkii Dowladii Dhexe ee dalka ka jirtay ka dib waxa uu ka mid ahaa Saraakiishii aan dalka ka Bixin.
Sanadkii 2006-kii xiligii Dowladii ku meel ga arka aheed waxaa loo Magacaab ay Taliya ha Ururka Seddaxaad ee guutada 15 aad ee CX DS.Sanadkii 2007-kii waxaa uu tababar u aa day Dalka Ethopia, waxaa uuna ku soo bartay Saadka&Howlgalinta. Sanadkii 2008-kii waxaa loo Magaca abay Taliyaha Saadka&Ururka Far samada Guutada Danab.
Sanadkii 2009-kii waxaa loo Dalacsiiyey Dar ajada Gaashanle waxaana loo Magaca bay Taliyaha Saadka ciidanka Dhulka ee XDS.
Sanadkii 2011-kii waxaa loo Magaca bay Taliyaha ururka koowaad ee Guutada Koowaad ee CXDS.
Sanadkii 2012-kii waxaa loo dalac siiyay Darajada Gaashanle Dhaxe wax aana loo Mag acabay Taliyaha Guut ada 4 Aad ee Qeybta 12 Apri,l
isagoo ah Taliyaha Guutada 4 Aad waxaa loo dalacsiiyey Darajada Gaashanle Sare.
Sanadkii 2016-kii waxaa loo dalacsiiyay Darajada Sareeyo Guuto, waxa uu soo Noqday Taliye ku xigeenka Qeybta 12 April ee XDS, ugu Dambeyntiina Madaxweyna ha Jamhuuriya dda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu u magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS.
Taliyahaan cusub ee Ciidanka Lugta Saree yo Guuto Axmed Aadan Cali waxa uu saameyn weyn ku yeelanayaa horumar inta Ciidanka Xo ogga Dalka Soomaaliya, xilkaasi loo magacaa bana Ilaah Subxaana Watacaalaa ha laga gatab galo.
Waxaa Qoray Abdiwahid Gedi
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday Sadax Askari oo katirsan ciidanka dowladda
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Shalay xukuno ku riday seddax as kari oo la sh eegay iney kaalin kala duwan ku lahayeen faa finta Muuqaal internet lagu baahiyay oo muuji naay wiil dhalinyaro ah oo qaba baahiya gaarka oo ay jirdilayaan askar ka tirsan ciidanka dowl adda. Maxamed Axmed Maxamuud oo loo yaqaano Carab ay aa lagu arkaayay Muq aalka isagoo jirdil ka baxsan Bini’aadanim ada u gaysanayo wiilka dhalinyarada ah oo si da la sheegay ahaa askari hore oo baa hiyaha gaarka ah qabay oo adeeg u doon tay Xafiiska Taraafikada, waxaana Carab lagu xukumay Seddax sano oo xabsi ciidan ah iyo Feer Celin.
Waxaa sidoo kale Maxkamada ay xuk uno min laba sano oo xabsi ciidan iyo Feer Celin ah ay ku riday Axmed Xasan Cada awe oo ahaa madaxa Camerada CCTV iyo Cabdullaahi Abuukar Cariif oo ahaa ninka baraha Internetka ku faafiyay muqaalka.
"Waxa ay awoodi kareen in ay la wad aag aan muuqaalka hay’adaha ku shaqada leh CID iyo Xeer Ilaalinta Ciidamada balse badalkeed waxa ay doorteen ceebaynta Qaybta ilaalada Nabad Galyada Waddo oyinka" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay maxkamada ciidamada qa labka Sida.
Guddoomiyaha Maxkamada darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida G/le Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqay xukunka sa daxda askari ayaa sheegay in fursad ay wali u haystaan ragaan iney qaa taan racfaan hadii ay san ku qanacaanen xukunka Shalay lagu riday.
Wasaaradda amniga gudaha iyo ciidam ada amaanka oo yeeshay kulan looga hadlay ad keynta amniga guud ee Caasimadda
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xuku umadda Federaalka Soomaaliya Md.Max amed Shiikh Cali Do odishe oo ay wehl iy aan Taliyaha Ciidan ka Boliiska Soomaali yeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska, Sareeye Gu uto. Cusmaan Cabdu laahi Maxamed (Kaniif), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Md. Yuusuf Cali, Taliyaha Qeybta Guud ee Bol iiska Gobolka Banaadir, Col. Macalin Mahadi iyo Saraakisha Howlgalka Ciiltire, ayaa kulan oo looga arinsanayo Sugida Amniga iyo Xasil oonidda Caasimada iyo Nawa axigeeda ku yee shay xarunta Wasaradda Amniga Gudaga JFS.
Inta uu kulanka socday ayaa la xog ware ys taySaraakiisha hoggaamiinaysa howlgalka Ciil tire sidii loo adkeyn lahaa amaanka guud ee Caasimada gaar ahaan inta lagu guda jiro maa lmaha Ciida iyo Munasabadda Asbuuca Xuri yadda.
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo guddoo miy ay shir looga hadlayay sugidaamn iga ee 7baadka Xorriyadda & maalma ha Ciida
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaal iyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Ciidanka Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), ayaa Shalay shir guddoomiyay shir sug ida Amniga iyo Xasiloo nidda dadweynaha gaar ahaan Maalmaha Ciida iyo Asbuuca Xuriyadda.
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo leh mas’ uuliyada koowaad ee sugida amniga iyo Xasilo onida dadweynaha ayaa wada dadaalo lagu xaqiijinayo.
Kulanka ayaa sidoo kale looga arrinsa day sida bulshaddu uga qeyb qaadan kar aan xasi loonida caasimadda ee munaasa badaha isa saaran ee xorriyadda iyo Ciidda Adxa.
"Dadweynaha ku dhaqan Caamismada iyo Nawaaxigeeda, cidii aragta wax amniga lid ku ah fadlan la xariir numberka gaaban ee Gurm ad991”ayaa lagu yiri qoraalka soo baxay shirka
Madaxweyne Deni oo sameeyay magaca abistii ugu ballaarnayd
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntl and Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mag aacaa bay masuuliyiin cusub, halka kuwa kalena uu shaqada ka eryay.
Isbeddelka ugu weyn ayuu madaxwe yne Deni ku sameeyay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha.
Wuxuu agaasimayaal cusub u magac aabay maaliyadda, maara ynta mas iiboo yinka, xanaanada xoolaha, arrimaha guda ha, am niga, qorshaynta, deegaanka, beera ha iyo kall uumaysiga.
Madaxweyne Deni wuxuu beddelay guddoo miyihii gobolka Nugaal iyo taliyihii qeybta bool iiska gobolka Nugaal. Wuxuu sidoo kale magac aabay saraakiil ciidan iyo la taliyayaal. Badi sa khsiyaadka uu xilalka u magacaabay mada xweyne Deni waxay deegaan ahaankaasoo jeedaan gobolka Nugaal ama Garowe. Waxaa loo arkaa in madax weyne Deni uu doonayo in uu isaga yare eyo culayska siyaasadeed iyo midka amni ee kaga furan magaalada Garowe, halkaas oo siyaasiyiinta kasoo jeeda ay ka hor yimaadeen qorshihiisa doorashada iyo furista dastuurka
Madaxweyne Deni waxa uu wareegtooyin kan xilalka kaga xayuubiyay shakhsi yaad uu ku tuhmayo inay xiriir dhow laleeyihiin siyaasi yiinta ay iskasoo horjeed aan, kuwaas oo mar kii hore saamayn ku lahaa magacaabista sha khsiyaadka hadda la eryay.
Magacaabiddan ayaa kusoo aaday xilli mud do xileedka madaxweyne Deni uu gabagabo ya hay,islamarkaana uu Garowe ka taagan yahay khilaaf siyaasadeed oo gaaray gacanka had al.
Wararkii ugu dambeeyay baaristashaqa aqadii Baraawe iyo cidda masuuliyada leh oo…
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ay wehl iyaan Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Guddoom iyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalab ka Sida ayaa Shalay hortegay guddiga xaqiiqo raadinta BF ee shaqaaqadii dhawaan ka dhac day magaalada Baraa we.
Kulankaan oo ka dhac ay xarunta gudd oonka iyo guddiyada BF ee Villa Hargeysa ayaa waxa uu guddiga gaarka ah ee guddoomiyaha Golaha Shacabka u saaray sha qaaqadaasi warbixin uga dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga iyo masuu liyiinta kale.
Xubnaha Guddiga ayaa Wasiirka Gaa shaa ndhigga iyo xubnaha kale ee la socday su’aalo ka weydiiyay wixii Baraawe ka dhacay iyo kadib markii ay tageen wax yaabihii kusoo arkeen.
Waxa uu wasiirka guddiga uga warbixi yay hadda sida ay tahay xaaladda magaal ada Bar aawe ee caasimadda maamul-gob oleedka Ko onfur Galbeed, oo iska hor-ima ad hubeysan ku dhexmaray ciidamada mil atariga iyo kuwa Dar aawiishta ee maamulkaas.
Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Yu usuf Geelle Ugaas oo kadib markii uu kul anka soo dhamaaday la hadlay warbaahin ta dowladda ayaa sheegay in weli ay soc oto baarista shaq aaqadii dhawaan ka dhac ay Baraawe, islamar kaana ay sharciga la tiigsan doonaan ciddii ma suuliyadeeda ku cadaato wixii ka dhacay hal kaasi.
"Wasiirka iyo xubnihii la socday waxay war bixin naga siiyeen wixii ay kusoo arke en mee sha (Baraawe). Baarista waa soc ota cid kasta oo lug ku yeelata ay maxka madaha horgeyn doonaan,” ayuu yiri gud doomiyaha guddiga xa qiiqo raadinta shaqa aqadii Baraawe ee BF.
Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidankii la kala qaaday, islamarkaana lab ada sarkaal ee hoggaamineysay ciidamad aas loo soo qaaday Muqdisho.
"Waa Ilaahay mahadii mar haddii gar oonkii diyaaradaha la furay, ciidamadii la kala qaaday oo masuuliyiintii labada sarka al lasoo qaaday, wixii dambena baarit aanka lasoo dhameystiri doono.” Wasiirka Gaashaandhigga iyo saraakii sha kale ee kulankaan warbixinta looga dhage ystay ayaa dhawaan gaaray degm ada Baraa we ee gobolka Shabeellada Hoo se, halkaas oo maalmo ka hor uu ka dha cay dagaal sababay khasaare culus.
Dhammaan masuuliyiintaasi ayaa mar kii ay tageen Baraawe waxay kulamo la qaateen cii damadii ku dagaalamay magaal adaas iyo sar aakiishooda, kuwaas oo ka kala tirsan dowlad da federaalka iyo K/ Galbeed.
Si kastaba, Maxkamadda Ciidamada ayaa haatan wada baarista dagaalkii Bara awe oo ay ku dhinteen 8 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaas ka bad an, kadib markii lagu guuleystay in la kala qaado labada ciidan.
Gudoomiyaha cusub Gobolka Hiiraan oo la kulmay Kuxigeenadiisa iyo Saraakiisha Ciidamada
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hii raan, C/hi Axmed Maalin (Suf urow) ayaa Shalay M/ Beledw eyne kula kulmay Gudoomiye Kuxigee na diisa, qaar ka mid ah Gudoomiyeyaaha Deg mooyinka Gobolka Hiiraan, Saraakii sha Boo liska, Nabad Sugidda iyo kuwa Xoogga Dalka ee gobolkaasi ka hawlgala.
Kulanka ayaa looga hadlayay xaaladda gob olka iyo sidii looga wada shaqayn lahaa horu marka deegaanada & degmooyi nka gobolk aasi, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Maamulka Gobolka Hiiraan.
"Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa war bixino ka dhageystay Xubnaha Maamu lka Gob olka Hiiraan, heer gobal & heer degmo iyo Sar aakiisha laamaha amniga.” Ayaa lagu yiri qoraa lka. Gudoomiyaha ayaa dhinacyadaasi kula dar daarmay inay ahmiyadda saaraan amn iga iyo xasilloonida gobolka.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in Gudoo miy uhu uu ballanqaaday in maamulkiisu uu la ima an doono siyaasad hufan oo lagu wada shaqe eyo, si gobolka looga hirgeliyo nidaam daah fur an oo dowladeed, isla xisaabtana ku dhisan.
Gudoomiyaha ayaa ugu dambayn Sar aaki isha laamaha amniga ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan sugidda amniga iyo sidii looga hort agi lahaa cid kasta oo qalqalgelin karta nida amka dowliga ah.
"Gudoomiyaha ayaa faray laamaha am nga ee Gobolka Hiiraan in ay kala shaqee yan sug idda amniga iyo sidii looga hortagi lahaa argagi xisda iyo wax walba oo qalqal gelin karo hanna anka dowliga ah.” Ayaa la gu yiri qoraalka.
Tani ayaa imaanaysa, xilli Gudoomiyihii Gob olka Hiiraan ee xilka laga qaaday waa Cali Jeyte Cismaan uu ka horyimid xil ka qaadistii uu toddobaadkii hore ku sameey ay Madax weynaha Hirshabelle, Cali C/hi Xuseen (Cali Guudlaawe), Magaalada Bele dweyne-na ay soo gaareen ciidamo dee gaanka ah oo ku go odiyay inay difaaci doonaan Gudoomiye Jeyte. Dadka deegaanka oo u muuqdo kuwo la sa fan Gudoomiye Jeyte ayaa magaala da ka dej iyay Calankii Hirshabelle, kana taagay calan ka le oo lagu sheegay inuu yahay midka Maamul ka Hiiraan State. Magaalada ayaa waxa kaloo ku sugan Xildhibaano ka tirsan BFS, sheega yna inay gobolka ka yegleeli doonaan maamul ka madaxbannaan kan Hirshabelle.
Xogta afar masuul oo ka tirsan DF oo Shalay maxkamad lasoo taagay
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaran ka ayaa Shalay maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay ilaa afar masuul oo loo soo xiray falal la xariira Musuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne.
Afarta masuul ee Shalay maxkamadda la hor geeyey ayaa ka howl-gelayey xafii syo ku yaalla garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho, waxayna kala yihiin:
1 – Agaasimihii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada XFS.
2 – Agaasimaha waaxda ajaanibta ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.
3 – Masuulkii xafiiska Fiiso bixinta ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.
4 – Maamulihii Bangiga Dhexe ee laanta gar oonka Aadan Cadde.
Qoraal ka soo baxay xafiiska Xeer ilaali yah a guud ee Qaranka ayaa lagu yiri "Eed eysanay aashaan oo Shalay la hor-geeyey maxkamadd a gobolka Banaadir waxay u dirtay xabsi ku heyn ku meel gaar ah, si looga gungaaro kiiska lagu eedeynayo, ka dibna maxkamadda loogu soo gudbiyo eeda loo heysto.”
Dowladda Soomaaliya ayaa wada olole xoog leh oo ay kula dagaalameyso musuq maasuqa, waxaana xabsiga la dhigay masuuliyiin badan oo ka tirsan hey’daha dowladda, balse u badan agaasimeyaal.
Maalmaha soo socda waxaa lagu wadaa in maxkamadda gobolka Banaadir ay ka soo hor muuqdaan xubno badan oo loo heysto musuq maasuq.
Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh uu hoggaamiyo ayaa go’aan ku gaartay inay dalka ka ciribtirto musuqa, sida marar badan ay war baahinta ka sheegeen Madax weynaha iyo Ra’I isul wasaaraha dalka.
Xigasho:-Caasimadda.Net
Cali Jeyte oo Shalay loo doortay madax weynaha ku meel gaarka ee maamulka Hiiraan State
Kulan Shalay ka dhacay magaalada Baled weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wa xaa lagu doortay madaxweynaha ku meel gaar ka ah ee maamulka Hiiraan State inuu noqdo Cali Jeyte Cismaan.
Kulanka waxaa ka soo qeyb galay qeyb aha kala duwan ee bu lshada ku dhaqan M/ Baledweyne, waxaana madaxweyne ku xigeen ka ku meel gaarka ah ee maamulka Hiiraan Sta te loo doortay Axmed Cismaan Cabdalla Inji. Waxaa sidoo kale madashada doorashada ay ka dhacday goob joog ka ahaa Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Fedaraaalka Soomaaliya oo kala ah Maxamed C/dir Maxamed iyo Max amed Cabdullaahi Buraalle.
Cali Jeyte oo doorashadiisa kadib la hadal kooban ka jeediyay munaasabadda ayaa she egay inuu wax badan ka qaban doono habacsa naanta maamul oo ay taba nayaan dadka reer Hiiraan.
''Dhamaan Beelaha Hiiraan ayaan isku kee naynaa maamul ay iyaga lee yihiin' ayaa dhis aya, malinkasta mana lagu xisa abtamaayo Hiir aan anaa Hogaaminaa oo Alshabaab ka saa ra, anoo warqad maskiin ah ku jooga ayaan am niga wax badan ka qabtay adinkoo i doortayna ka badan ayaan qaban doona" ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan.
Doorashadaan Shalay ka dhacday Baledw eyne ayaa imaaneysa, iyadoo dha waan Cali Jeyte laga qaaday xilkii guddoo miyaha gobol ka Hiiraan, hayeshee maalmo kooban kadib Shalay loo doortay madax weynaha ku meel gaarka ee Hiiraan State.
Majirto wax war ah oo wali kasoo baxay dhanka maamulka Hirshabelle oo ku aadan do orashada Shalay ka dhacday Baledweyne, wax aasa la filaya in saacada ha soo socda ay war ka soo saaraan.
Nin lagu eedeeyay inuu gowracay gabar 6 jir ahayd oo lagu qabtay Muqdisho
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bana adir ayaa xaqiijiyay in ciidamadu ay gacan ta ku soo dhigeen nin Arbacadii Magaalada Muqdisho ku gowracay gabar 6 sano jir ahayd.
Taliska ayaa qoraal ku she egay in Ciida nka Saldhigga Booliska Degmada Yaa qshiid ay Khamiistii gacanta ku soo dhigeen ninkaasi, oo ay ehel yihiin gabadha.
Qoraalka ayaa lagu shee gay in booliska loo sheegay in ninkaasi uu dhi mirku la’ya hay, balse ay baarayaan.
"Gacan ku dhiiglaha ayaa la sheegay in ma daxa looga jiro, waxaana ku socoto baaris.” Ay aa lagu yiri qoraalka oo Habeen hore la gu daa bacay bogga Taliska Qaybta Boolis ka Gobolka Banaadir.
Cabdullaahi Yuusuf Sheekh Axmed ayay xu bnaha qoysku sheegeen in uu Anisa Iidle She ekh Axmed ku gowracay ho ygooda oo ku ya ala deegaanka Daarusal aam ee Degmada Ya aqshiid.
Iidle Sheekh Axmed oo ah aabaha dhal ay Anisa ayaa sheegay in uu adeer u yah ay C/hi Yuusuf, isagoona xaqiijiyay inuu yahay nin mad axa looga jiro.
Cabdullaahi Yuusuf oo da’diisa lagu shee gay 26 jir ayaa dhacdadaasi ka dib ka baxsa day goobta, inkastoo maalin ka dib ay ciidam adu ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhig aan.
Dhacdooyinka argagaxa leh ayaa in muddo ahba ku soo badanayay magaa looyinka waaw eyn ee dalka.
Hirshabeelle oo ATMIS siisay Amar la xiriira Garoomada Diyaaradaha deegaa nadeeda
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir shabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Guddoo miyay Shirka Golaha Wasiirada ee Hirsheb eelle oo ka qabsoomay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay Arrimaha amniga, xaqiijinta nabad ge lyada deegaanada xorta ah, & Dar dargalinta iyo tayeeynta hanaanka Garsoo rka, si bulshadu u hesho garsoor cadaalad ah.
Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa Golaha uga waramay xaaladaha amni ee deegaanada Hirshabeelle iyo deegaanadii dhowaan laga xur eeyay Al-Shabaab, isagoo tilmaamay in Ciidam ada ATMIS ee gacanta ku haya Garoomada Diyaaradaha uu faray inay xaqiijiyaan amniga Garoomada Hirshabeelle.
Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arri maha Garsoorka ayaa Madaxweynaha iyo Gola ha uga warbixyay Qorshaha Wasaaradda iyo sida ay uga go’antahay dardargalinta hanaanka garsoorka si bulshadu u hesho adeeg garsoor oo cadaalad ah, isagoo sheegay si loo helo Ga rsoor aqoon leh in ay qaadeen Imtixaan daahfu ran oo lagu xulayay Garsoorka Hirshabeelle oo hada meel-gabo gabo ah maraya.
Golaha Wasiiradda ayaa cod gacan taag ah ku meelmariyay Hindise sharciy eedka wadda-Marista oo hore Golaha ay ugu soo gudbisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Hirshabeelle.
Si kastaba, Amarka uu Wasiirka amniga Hir sabeelle ku faray ciidanka ATMIS inay xaqiiji yaan amniga Garoomada diyaara daha Hirshab eelle ayaa yimid, kadib markii Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Cali Je yte uu sheegay in diyaarad sida mas’uul ka tir san Hirsha beelle aysan kasoo degi karin Garoomada diyaaradaha Hirshabeelle, isagoo ku hanjabay inay soo ridi doonaan diyaaradii soo qaada.
Hoobiyeyaal lagu soo tuuray Garoonka Aad an-Cadde & Booliska oo ka hadlay
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa Shalay lagu soo tu uray Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee M/Muqdisho, waxaana ka hadlay taliska Ciidan ka Booliska Soom aaliyeed.
Hoos Akhriso War kasoo baxay Booliska Soomaaliya.
Ciidanka Amaanka gaar aha an kuwa Howlgalka Ciiltire oo uu ugu Horeeyo Ciidanka Boliis ka Soomaaliyeed, Ciidanka Hay’adda Nabads ugida iyo Sirdoonka Qaran iyo Ciidanka Polizia Militare ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo is kaashan aya ayaa waday Howlgalo lagu xaqiiji nayo Amaanka Caasimada iyo Nawaaxigeeda, iyada oo la sugayo Amniga iyo badqabka Um madda ee Maalmaha Ciida iyo Asbuu ca Xuriy adda, Shalay Deegaanka Garasbaaley gaar ah aan Waaxda 2-aad ee Fooriyoow, ayaa abaare 11:30 AM, waxaa garo onka Caalamiga ah ku soo dhacay dhowr xabo oo hoobiye ah, Cii danka oo feejignaa ayaa ka howlgalay aagii la rumeysnaa in laga soo tuuray, waxeyna gacan ta ku soo dhigeen dhowr xabo (Baalooto) oo ho obiye ah, Mobayladii laga qarxinayay oo wata Fiilooyinkooda iyo Gurigii laga soo ridayay.
Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegtay gurigii laga soo riday ilaa inta la helayo Al-Shabaab shacabka dhibaatayna yay. Waxaana hadda ku sugay Ciidanka Amaanka. Waxaana socoto baaris arrinta la xariirta Wa bilaahi towfiiq
Al-Shabaab oo shan qof ku gowracay wee rar ka dhacay deegaanka Lamu ee Kenya
Ugu yaraan shan qof ayaa lagu gowra cay, guryo badanna waa lagu gubay wee rar ay koo xda Al Shabaab ku qaadeen tuul ooyinka Sal ama iyo Juhudi oo ka tirsan qe ybta Mkunumbi ee gobolka Lamu ee dalka Kenya.
Goobjoogayaal iyo booliiska ayaa she egay in kooxaha weerarka geystay ay abb aare 7:30 fiidnimo ee sabtidii Habeen hore soo weerar een tuulooyinkaas, iyagoo ka soo jiiday dadka la laayay guryahooda iyagoo gacmaha iyo luga ha isugu xiran ka hor inta aan la dilin.
Dadka ku dhintay weerarka ayaa dham aan tood rag ahaa, waxaana ku jiray arday 19 jir ahaa. Kooxaha ammaanka ee ismaamulka La mu ayaa daqiiqado ka dib u soo gurmaday goo bta uu dilku ka dhacay, balse ma jirto cid loo soo qabtay.
Guddoomiyaha kowntiga, Louis Rono ayaa sheegay in uu ka war hayay weerar ka tuulada Salama balse ma sheegin tafaasiil dheeri ah.
Dhacdadan ayaa noqonaysa tii ugu damba ysay ee ka dhacda deegaankaas iyadoo ay soc daan dadaalo wax looga qabanayo khatarta argagixisada.
DF oo soo xirtay ganacsade u awood sheegtay shaqaale ajaanib ah
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo ka duulaya cabasho ay si hoose ula soo wadaag een shaqaale ajaanib ah oo ka cabanayey gan acsade Soomaali ah ayaa Shalay tallaabo qaaday.
Waxaa lasoo xiray ga nacsadahaas oo dalka keenay, kadibna u diiday xuquuqdii ay ugu shaq eeyeen lix nin ajaanib ah, sidoo kale ganacs adahaasi waxaa loo heystaa in shaqaalaha ka soo dacwooday ee Pakistan u dhashay uu ku xareystay meel gaar ah.
Xafiiska ayaa hoggaanka barista dambi yada ee ciidanka booliska Soomaaliyeed faray in ba aris lagu sameeyo cabashada dadkaas ajaan ibta ah eek a soo dacwo oday ganacsadaha So omaaliga ah.
Taliska booliska qeybta guud ee gobol ka Banaadir ayaa soo xeray milkiilaha shir kad ka shaqeysa dhismaha oo dalkaan kee nay shaq aalahaan ajaanibta ah, si ay ugu shaqeeyaan, balse la sheegay inuu u diid ay xuquuqdoodii.
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ayaa soo qaba shadii ninkaas kadib wuxuu bilaabay baaritaan ka kiiskaan, asagoo maxkamad da gobolka Ba naadir horgeeyay eedeysa naha.
Xeer ilaaliye ku xigeen dalka Yaxye Max am uud Saciid ayaa sheegay in xafiiska uu baaris ku wado falka loo geystay shaqaa lahaan aja anibta ah, markii baaritaankaan soo dhamaada na loo gudbin doono max kamadda gobolka Ba naadir, si loo maxkam adeeyo.
Xafiiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa digniin u diray ganacsatada Soomaali yeed ee dalka keena shaqaalaha ajaanibta ah, waxaana la faray in ay ka taxadaraan ilaalinta xaquuqda ay leeyihiin, inta ay u shaqeynayaan.
Sidoo kale xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Shalay ballanqaaday in qofkii ku xad-gudba ilaalinta shuruucda aadanaha iyo tan dalkba tallaabo sharciga waafaqsan laga qa adi doono. Xigasho:caasimadda.net
Madaxweyne Putin oo nafis dareemay, ka dib isku daygii Afgembi ee dhacay
Madaxweynaha dalka Ruushka,Vladimir Putin waxa uu uga mahadceliyey dhigiisa dalka Belarus, Alexander Luka shenko guusha uu ka gaaray Heshiis uu la gaaray Madaxa Kooxda PMC Wagner Group, Yevgeny Prigozhin, si loo joojiyo dhaq-dhaqaaqyada hubeysan ee ka socda gudaha dalkaasi.
Mahad-celintaasi ayaa timid, kadib, markii uu Madaxweynaha dalka Belarus, Alexander Luka shenko shaaciyey inuu asaasaha Kooxda PMC Wagner oggola aday inuu joojiyo Ciiddnkiisa ku wajahnaa Caasimadda dalka Ruushka ee Mo scow, si looga hortago inuusan isku daadanin dhiiga dadka Ruushiyaanka ah.
Mar sii horeysay oo Dorraad aheyd, Madax weyne Putin ayaa waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Belarus,Alexander Lukashenko, iyagoo ka wada hadlay xaalladda dalka Ruushka, sida ay baahisay Wakaallada Wararka ee BelTA.
Djanla kale, Dagaalamayaasha Kooxda asi waxay 200 KM jirsadeen magaalada Moscow, balse la hakiyey, kadib, Wada-xaajoodkii dhex maray Madaxa Kooxda PMC Wagner, Yevg eny Prigozhin iyo Madaxweynaha dalka Bela rus, Alexander Lukashenko.
Si kastaba, Heshiiska Lukashenko iyo Yev geny Prigozhin Prigozhin soo bandhi gin haddii ay Dowladda Raashiya aqbaah ay Codsigii Ma daxa Kooxda PMC Wagner ee ahaa in xilka la ga qaado Wasiirka Difa aca ee Raashiya, Serg ey Shoigu.
W/Q Ustaad Nuuradiin
Madaxweyne Ruto Oo Beeniyay In Dib U Furida Xadka Somaliya Uu Sabab U Yahay Kororka Weerarada Shabaab
Madaxweyne William Ruto ayaa meesha ka saaray in kororka weerarada Shabaab ay sab ab u yihiin dib u furida xadka ay la wadaagaan Soomaaliya, isagoo ciidamada amniga faray iney heegan buuxo gala an. Ruto ayaa ku doo day in go’aanka ay dowl addu qaadatay uu ahaa kii ugu wana gsanaa ee dalka ka jira inkastoo caqabado amni ay dhawa anahan ka dhaceen Lamu, Garissa iyo Man dheera.
Muddo hal bil gudaheed ah, kooxda Al-Shab aab, ayaa qaaday ugu yaraan 10 wee rar oo ka dhacay gobollada aan kor ku soo xusnay, hal kaas oo ay ku dileen 22 ka mid ah saraakiisha amniga, tiro kalena ay ku dhaawacmeen.
Maleeshiyada ayaa inta badan weerar ada asi waxa ay u adeegsadeen walxaha qarxa si ay u qarxiyaan gaadiidka ay ku jir aan ilaalada. Isniintii, Juun 12, siddeed ka tirsan ciidamada ammaanka ayaa dhintay ka dib markii baabuur ay la socdeen uu dul maray miino dhulka lagu aasay. Toddo baad ka dib, saddex askari oo booliis ah oo galbinayey basas ku sii jeeday Mandheera oo ka yimid Banisa ayaa dhintay ka dib markii gaadhigoodu uu haleelay qarax.
Kor u kaca weerarrada ayaa la diiwaan gel iyay wax yar ka dib markii Kenya iyo Sooma aliya ay ku heshiiyeen in dib loo fu ro xuduuda ha si loo fududeeyo isu socod ka xorta ah ee dadka iyo badeecadaha si loo kiciyo kobaca dhaqaalaha ee u dhexe eya Nairobi iyo Muqdisho.Wasiirka arrimaha gudaha Kenya CS Kithure Kindiki iyo dhiggiisa Soomaaliya Ma xamed Axmed Sheekh ayaa go’aankan ka ga dhawaaqay magaalada Nairobi 15-kii May, ka dib wadatashi heer sare ah oo ka dhacay gur iga Harambee House
Erdogan oo Putin ku booriyay inuu u dhaqmo si ‘xikmad’ leh
Madaxweyne Tayyib Erdogan ayaa Sab tidii khadka taleefoonka kula hadlay dhigg iisa Ruushka Vladimir Putin, wuxuuna ku booriyay inuu u dhaqmo si caqli-gal ah, kadib markii dag aalyahannada calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka ay bil laabeen duqeymo hubey san, sida ay she egtay madaxtooyada Turkiga. Putin, ayaa ku tilmaamay ficillada kooxda Wag ner inay yihiin "khiyaano qaran” mar uu khudb ad degdeg ah ka jeediyay taleefishinka, wuxu una sheegay in cid kasta oo hub u qaadata militariga Ruushka la ciqaabi doono.
Erdog an ayaa ka mid ah aa hogaamiya yaashii ugu horeeyay ee la xiriiray Putin khudbad iisii Sabtidii kadib. Madaxtooyada Turkiga ayaa sheegtay in labada dhinac ay ka wad ahadleen xaaladihii ugu dambee yay ee Ruushka, wuxuuna Erd ogan u shee gay Pu tin in Turkigu uu diyaar u yahay inuu qaybtiisa ka qaato sidii xal nabad eed loo gaari lahaa.
Erdogan ayaa isku dayay inuu sii wado xiriir adag oo uu la yeesho Moscow iyo Kiev tan iyo markii ay bilowdeen iskahori maadka Ukraine.
Turkiga oo xubin ka ah NATO ayaa dii day in uu ku biiro xulafadiisa reer galbeed ka oo cunaqabatayn dhaqaale kusoo rogay Ruushka, balse waxa ay sidoo kale hub siisay Ukraine, waxayna ku baaqday in la ixtiraamo madax-banaanideeda. Reuters.
11650 OO MUWAADININ SOOMAALIYEED AH AYAA GUDANAYA WAAJIBAADKA XAJKA
Xujeeyda Soomaaliyeed ee ku sugan M/ Bar akaysan ee Makkah Almunawaramaha oo maanta ay u tahay maalinkii 8daada,ayaa wax aa soconayo qaban qaabada in Xujeeyda ay u guuraan degaanka Mina,si acmaasha Xajka ay halkaa uga sii wataan
Cali Nuur Maxam ed oo kamid ah mas’u uliyii nta guddiga ka shaqeynayo arrimaha xajka ee xujeeyda Soo maalida oo la ahadalay warbaa hinta Qaranka ayaa u sheegay in Xujeeyda ay maanta u amb babixi doonan Mina,halkaa oo ay uga sii gudbi doonaanBanka carafo,waxaa uu intaa ku daray in xujeeyda ay u dhameystireen dhamma an adegyadii ay u baahnayeen dhaw aan ay dhaqaaqi doonaan.
Sidoo kale qaar kamid ah xujeeyda Somal iyed oo dhankooda la hadlay Warbaahinta Qar anka ayaa dowladda uga mahadceliyay da’daal ka ay ku bixisay sidii xujeeyda ay u heli lahaye en waxyaabaha ay ubaahanyihin inta ay acma asha xajka ku jiraan,sidoo kale ummadda Som alieed ayay ugu baaqeen in ay is cafiyaan lo ona duceeyo dadka iyo dalka intaba,
Xujeeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan ay aa tiradooda gaareysaa 11650-xaaji oo ka kala yimid waddamo kala duwan,waxaana xusid mu dan in DFD ay Sanadkaan wax badan ka bada shay Qiimihii lagu tagi jiray xajka loona saaray gudi isku dhaf ah oo arintaa ka shaqeeya,si da ah-furnaan ah ay u tar-tameen shirkadaha ka sheqeeyo duulimaadyada xajka
WAX KA OGOW MASJIDKA TAARIIKH DA FOG LEH EE MAR XABSI UU U BED DELAY SALAAXU-DIIN AL-AYUUBI
Ra’iisul wasaaraha Hindi ya Narendra Modi oo dalka Masar jooga Dor raad iyo Shalay ayaa bo oqanaya masjidka Al-xakiim. Masiirka Arrim aha Dibadda India Vinay Mohan Kwatra ayaa she egay in Shalay uu mada xweyn uhu booqanayo masjidka Al-xakiim ee Mas ar kaas oo la dhisay qarniigii 11-aad.
Masjidka waxaa leh firqada Dawoodi ee Shiic ada kaas oo ay dib u dhiseen bulshada Bohra.
Masjidka waxay hay'adda UNESCO ee Q/Mio dobay ku dartay goobaha dhaxalka taariikhiga ad duunka sanadkii 1979-kii kaas oo sidoo kale qeyb ka ah taariikhda magaalada Qaahira.
Waa booqashadii ugu horreysay ee uu Modi ku tago Masar iyo tii ugu horreysay ra’iisul wasaare Hindiya uu ku tago dalkaas ilaa iyo 1997-dii.
Taariikhda Masjidka Al-xakiim
Masjid
M/ Qaahira oo taariikh ku leh Islaamka waxaa ku yaal dhismooyin iyo ma saajid xilliyo kala du wan la dhisay. Masj idka Al-xakiim waxa uu ka mid yahay kuwa taariikhda ku leh dalkaas.
Prof. Doris Behrens Ab ussif ayaa buug eeda ‘Dhis mooyinka Islaamka ee Qaahira’ ku qortay in duruu faha lagu dhisay masjid ka Al-xakiim aysan caadi aheyn. Dhismaha masjidka waxaa la bilaabay dhammaadka qarnigii 10-aad. Dariiqada Ismaa ciilya ee Shiicada ayaa dhistay.
Sanad kaddib markii la bilaabay dhisma ha ay ey dadku ku tukadeen iyadoo aan la dhammeyn.
Masjid
Jonathan M. Bloom oo ah taariikhyahan u dha shay Mareykanka ayaa buuggiisa masjidka Al-xakiim wuxuu ku qoray in 12 sano lagu dukanayay masjidka oo aan la dhammeyn.
Dhulka uu masjidka ku fadh iyo waa labo laabka masjidka weyn ee Al-azhar, waxa ana ku baxay dhismihiisa 45 kun oo diinaar.
Masjidka markii hore waxaa laga dhisay dibad da Qaahira balse hadda waxa uu dhexda ka galay magaalada.Masjid
Masjidka waxyeello ayaa soo gaartay
Masar waxaa ka dhacay dhulgariir 1303-dii taa sna waxay keentay in ma saajid badan ay burbur aan. Masjidka Al-xakiim wuxuu ka mid noqday ku wii burburay.
Dib ayaa loo dhisay wa xa uu masjidku ahaa goob sidoo kale wax lagu barto. Waxyaabo badan ayuu noqday masjidka. Salaaxudiin Al-ayuubi xabsi ayuu ka dhigtay sidoo kale qarnigii 20-aad wuxuu noqday iskuul wiilasha wax lagu baro.masjid
Maxay tahay sababta Modi uu masjidka u tagayo?
Masjidka waxaa dib loo dhisay 1970-kii, waxa ana mas’uul ka ahaa dhisidda iyo dib u habeynta Maxamed Burhaanudiin oo ah hoggaamiyaha 52 ee dariiqada Dawoodi.
Maxamed Burhaanud iin waxa uu u dha shay Hindiya, dowladda aya ana abaalm arin ku siisay qeybta uu ka qaato arrimaha bulshada.
Masjidka waxaa lagu qurxiyay marmar cad iyo dahab, waxaana ay qaadatay dib u habeynta 27 bilood. 24-kii November 1980-kii ayaa si rasmi ah loo furay. Xafladdii furitaanka waxaa ka qeybga lay madaxweynihii hore Masar, Maxamed Anwar Sadaat, Maxamed Burhaanudiin iyo culumo ka socotay Jaamacadda Al-azhar.
masjid
Sidee u arkaan booqashada Modi buls hada Dawoodi Bohra?
BBC-da waxay la hadashay dadka tirsan bulshada Dawoodi Bohra si ay wax uga ogaato booqashada Modi ee masjidka.
Dr. Talib Yusuf oo koleej ku yaal mag aalada Mumbai macallin ka ah ayaa yiri "bulshada Dawoodi waa dad tiro yar oo ku nool Hindiya, farx ad ayey noo tahay booq ashadiisa, waana astaan midnimo”.
Ma ahan markii ugu horreysay uu ra’iis ul was aare Modi masjid booqdo. Modi wux uu hore u booqday masjidyo ku yaal Cuma an iyo Imaar aatka Carabta.XIGASHO:-BBC
MUXUU YAHAY EYGA BOQOL IYO KOWDA QOF KULA TARTAMAYA XILKA DUQA TORONTO?EYGA MOLLY
XIGASHADA SAWIRKA,ARAVINDHAN VEERAVAGU
Qoraalka sawirka,Eyga Molly iyo Toby Heaps M/Toronto ee dalka Canada ay aa dhawa an go'aan ka gaari doonta qof ka noqon doona duqa xiga, ka dib markii ay soo shaac baxday gogol dhaaf uu sameeyay duqii ma galada ee mudada dheer soo hayey xilka, fade ex addan oo ka tuurtay kursiga. Ma jiri doonto mu sharrax yari, iska daaye waxaa soo baxay 102 ma gac oo uu ka mid yahay eyga Molly.
Eygan lix jirka ah, iyo milkiileheeda Toby Hea ps, waxay ballan qaadayaan haddii la doorto "Jooj inta Weerarka Cusbada" ee waddooyinka magaal ada inta lagu jiro xilliga qaboobaha.
Isticmaalka xad dhaafka ah ee milixda ee wad dooyinka inta lagu jiro xilliga jiilaalka, ayuu Mr Heaps ku dooday, inay dhaawici karto calaacal aha jilicdasan ee eyda, sida Molly. Ololihiisu waxa kale oo uu soo jeedinayaa wax ka qabashada qii maha guryaha ee aan la awoodin, canshuur kor dhin lagu sameeyo ganacsiyada bilyan-doolarka ah iyo mamnuucida nidaamka kuleyliyaha shidaal ka ee guryaha cusub &dhismayaasha ganac siga.
Haddii uu guuleysto, waxa uu sheegay in uu Molly u magacaabi doono in uu noqdo duq magaalo shara feedkii ugu horeeyay.
Waxay ila tahay in hoolka dawladda hoose uu samayn lahaa go'aamo wanag san haddii qolka uu ku jiro xayawaan," ayuu u sheegay BBC.
Balse uu wehliyo rabitaanka isbeddelka, Mr He aps wuxuu sheegay in doorashadani tahay fursad uusan si fudud ku lumin karin.Waa doorashadii ku celiska ahayd ee ugu horeysay taariikhda Tor onto tan iyo markii todobada degmo ay ku biireen si ay u sameeyaan waxa loo yaqaan "mega-city" 25 sano ka hor. Tartankan ayaa la qabanayaa ka dib markii uu is casilay John Tory oo ahaa duqii magaalada siddeedii sano ee la soo dhaafay.
Molly iyo Toby Heaps kayak oo ku sugan hara da Ontario
XIGASHADA SAWIRKA,VALERIE HOWES
Qoraalka sawirka,
Molly iyo Toby Heaps kayak oo ku sugan harada Ontario Qabashadii kurs igan ee Mr Tory ee san adii 2014-kii ayaa loo ar kayay soo dhaweyn ka duwan maamulkii Rob Ford, kaas oo ciwaanada warbaahinta soo fuulay kadib markii uu qirtay in uu xafiiska ku dhex ca bbo xashiish kuna dhex isticmaalo daroogada Kookeynta.
Balse Mr Tory ayaa lagu dhaleeceeyay inuus an lahayn aragti macno leh oo ku aaddan maga alada Toronto, iyo inuu sii qoto dheereeyay sinn aan la'aanta mid ka mi,,d ah magaalooyinka aan noloshooda la goyn karin.
Waxa kale oo lagu eedeeyay inuu iska indha tiray Toronto oo u muuqata inay ku jirto xaalad ad ag, gaar ahaan iyadoo magaaladu ay sii waddo ka soo kabashada masiibada Covid-19. Qaar ba dan ayaa tilmaamay inay kordheen rabshadaha hubka, guri la'aanta, qiimaha guryaha iyo ra bsh adaha gaadiidka dadweynaha inta uu xilka hayey.
Olivia Chow (bidix) ku ma cusba siyaas adda. Waxay maayarka maga alada u tart antay 2014, Jo hn Tory (bigta) aya ase ku guuleystay. Doug Ford (dhexda) oo sidoo kale tartamay, ayaa hadda ah madaxa xukuuma dda Toronto
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Qoraalka sawirka,
Olivia Chow (bidix) kuma cusba siyaasadd a. waxay maayarka magaalada u tartantay 2014, John Tory (midigta) ayaase ku guuleystay. Doug Ford (dhexda) oo sidoo kale tartamay, ayaa had da ah madaxa xukuumadda Toronto
Iyadoo ay jiraan dhaliilahaas, Mr Tory aya a la doortay saddex jeer - markii ugu dambeeysay wa xay ahayd Oktoobar 2022. Kaliya dhowr iyo toban qof ayaa ka hory imid isaga markaas, maadaama loo arka yay inuu dib u doorasho ku haboon ya hay. Ilaa uu fadeexad isagu is galiyey ay ku qas abtay in uu xilka ka dego dhawr bilood ka dib.
Maqaal bishii Febraayo ka soo baxa wargeys ka Toronto Star ayaa shaaca ka qaaday in 68-jirka duqa magaalada ah ee reerka leh uu xiriir la yeeshay shaqaale 31 jir ah intii lagu jiray masiibada Covid-19. Dhowr maalmood ka dib ma rkii la daabacay.
Isaga oo saaxada ka maqan, doorasha da ku celiska ah ee soo socota ee 26ka Juun waa "tar tan ballaaran," ayuu yiri Nelson Wiseman, oo ah barfasoore cilmiga siyaasadda ka dhiga Jaam acadda Toronto.
"Farqiga u dhexeeya markii ugu dambe ysay iyo waqtigan ma garanayno cidda guuleysan aysa," ayuu yiri barfasoore Wise man.
Caqabada soo gelitaanka tartanka aad bay u hoosaysaa. Khidmad dhan $250 oo doolarka Canada ah una dhiganta ($189) iyo 25 saxeex oo kaliya ayuu u baahan yah ay qofka reer Toronto si uu ugu tartamo duqa magaalada. Si ka duwan ma gaalo oyinka kale ee waaweyn ee Waqooyiga Ameerika - oo kala ah New York, Los Ange les iyo Chicago - musharrixiinta uma tartamaan si waaf aqsan khadadka xisbiy ada siyaasadeed, taas oo macnaheedu ya hay in uusan jirin hannaan mag acaabid oo hoos u dhigaya tirade musharrixiinta.
Karen Chapple, oo ah maamulaha Sch ool of Cities ee Jaamacadda Toronto, ayaa sheegtay in garoonku si ballaaran u furan yahay, saas dart eedna dadka qaar ay iska tartamayaanh oo kaliya si ay u ogaadaan in ay fursad heli karaan iyo in kale. XIGASHO:-BBC


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AISNIIN 26-KA JUUN 2023-KA
..