
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 25-KA JUUN 2023-KA
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka oo Shalay xilka la wareegay
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XFS C/dir Maxamed Nuur ayaa Shalay xilalka u kala war eejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka So oomaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiy adiin&Taliyihii hore Jen.Oda waa Yuusuf Raag e.
Wasiirka ayaa sidoo kale xilalka u kala wareejiyay Tali yihii hore ee ciidanka dhulka Jen.Maxamed Tahliil Biixi iyo Taliyaha cusub Jen. Ax med Aadan Cali. Madaxweynaha JFS ayaa dhowa an magaca abay Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Tal iya ha Ciidanka Dhulka,iyadoo dhinaca kale uu dard ar xoog leh ku socdo qorshaha dib u xoraynta dalka Wejigiisa labaad.
La-taliyaha madaxweyne Xasan Sheekh oo soo jeediyey nooc doorasho oo cusub
Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow oo ah La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay talo ku aadan sidii loo ga bixi lahaa nidaamlka 4.5 oo 25-kii sano ee la soo dhaafay qal-qal galiyay Ummadda Soomaaliyeed.
Baadiyow ayaa sheegay in mu hiim ay tahay in Soomaaliya laga hirgeliyaa nidaamka ku haboon ee doorasho qof iyo cod ah (1Q1C).
"Waa inuu noqdaa mid heshiis lagu yahay oo daahfuran. Haddii la isku dayo in la sameeyo dimoqa raadiyad muqaal been ah leh, natiijadeedu waa fa shil iyo Xalayaqib xumo. Casharkaas waa kii 1969 iyo 1991,” ayuu yiri Dr. C/raxmaan C/hi Baadiyow.
Sidoo kale wuxuu intaas ku daray in boob doora sho horay loo soo arkay, islamarkaana laga dhaxlay burbur iyo dagaal sokeeye.
"1/2/1969 waxaa la boobay doora shadii, waxaa loo bixiyay "Vote-khasaare”. Waxaa ka dhashay dilkii mada xweyne Cabdirashid iyo inqilaabkii ciidanka. Markii la caburiyay dimoqaraadiyadda oo door asho hal xisbi ah la sameeyay, dalka wax aa ka dhacay dagaal sokeeye, qarankii waa la dumiyay 1991,” ayuu mar kale yiri Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Dimoqa raadiyad been ah oo boob ku dhisan iyo caburinta dimoqara adiyadda, ay isticm aaleen madaxdii markaas dalka ka talin aysay.
Waxaan xasuusinayaa madaxda Shalay inay ca sharkaas si fiican uga faa’id aystaan oo aynaan noq on ma gudbayaal. Xalku waa doorasho qof iyo cod ah oo sax loo maamulo!
Dr. C/raxmaan C/hi Baadiyow oo ah La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid ah qabiirada Soomaaliya xiligaan joo ga, waxa uuna marar badan ku baaqay in laga gud bo oo la daaweeyo Kansarka Soomaaliya ku dhacay oo ah qabyaalad iyo waxa loogu yeero 4.5 oo uu she egay in ay ku adeegtaan siyaasiyiinta xiligaan joog ta dalka.
Hadalkan ayaa ku soo aadaya, ayada oo haatan Golaha Wadatashiga Qaranka uu soo saaray heshiis siyaasadeed oo lagu go’aamiyay doorasho qof iyo cod ah oo ay dadweynaha Soomaaliyeed ku soo doo ranayaan wakiiladooda, taas oo dood xoogan ay ka keeneen inta badan xubnaha mucaaradka. Xigasho:caasimadda.net
Maamulka Gobolk Banaadir oo sheegay in uu la dagaalamayo Musuqmaasuqa
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ka go’an tahay la dagaalan ka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiiskas ta oo ku kaca musuq iyo wax is dabamarin.Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md.Yuusuf Xuse en Jimcaale (Madaale)ayaa faray Agga asinka kala duwan iyo howlwadee na da Dowladda Hoose ee Xamar iyo maamulada deg mooyinka G/Banaadir inay ka fogaadaan falkaste oo musuq la xariira, isa goo sidoo kale ugu baaqay bul shada Somaliyeed inay soo gudbiyaan falkaste mus uq maasuq la xari ira oo ay kala kulmaan adeegyada uu buxiyo Maamu lka G/Banaadir & D.H.Xamar.
Ugu Dambeeyntii Maamulka G/Banaadir oo she egay inuu la dagaalamaayo Musuqa,iyadoona dign iin loo diray xaf iisyada bixiya Adeega Bulsh ada.
Jenaraal Biixi oo faahfaahin ka bixiyay sababta ka dambeysa xilka qaadista lagu sameeyay
Taliyahii hore ee ciidanka dhulka Jenar aal Max amed Tahliil Biixi oo Shalay ka hadlaayay munaas abad uu xilka ku wareejinayaay ayaa ka hadlay sab abta keentay xilka qaadistiisa.
Jen.Biixi ayaa shaagay in xilka qaadista ay tahay sunno oo xilka laga qaadi karo,hayee shee wa xa uu u sababeeyay xilka qaadistiisa iney la xariirto arinta qadiyadda G/Gedo,balse uusan garaneyn sab abta xilka looga qaaday Jena raal Odawaa Yuusuf.
"Aniga waxaa la ii badalay oo xilka la iiga qaaday waan aqaan waa Qadiyada gobolka Gedo, Siyaasa dda hadii ay xuma ato waa Bulaacad waxaa kasoo baxayana waa Qabiil, siyaasadda hadii ay wanaags anato waa ay carfeysa hadii ay xumaatana waa bul aacad qaraxday oo kale" ayuu yiri Jenaraal Biixi.
Wuxu sidoo kale tilmaamay Jenaraal Biixi in loo baahan yahay in siyaasada iyo ciidanka la kala saa ro si dalka uu horumar u gaaro.
"Maalintaimid Xafiiska taliska ciidanka Lugta ma jir in hal waax oo shaqeyneysay oo guno qaadaneya ay, Shalayna in ka ba dan 13 xafiis ayaa si rasmi ah u shaq eynaya oo mushaar qaata, taasina waxaa igu gacan siiyay taliyaha la badalay Jen. Odawaa Yuu suf Raage" ayuu yiri Jen. Maxamed Tahliil Biixi.
Wuxuu amaan balaaran ka dul dhacay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Macawiisl eeyda oo uu shee gay iney yihiingeesiyaal dalkooda iyo dadkooda u dhimanaya, isagoona ku bogaadiyay iney sii wadaan howlaha horyaala, islamarkaana uu dhan kiisa lasii shaqeyn doono isagoo shacab ah.
Guddoomiyaha Maxkamada Sare JFS oo daah-furay Shirkii 4aad ee Madasha Garsooreyaasha Dalka
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Md. Baashe Yuusuf Axmed, ayaa Shalay si rasmi ah u daah-furay Shi rkii 4aad ee Madasha Garsooreyaa sha Dalka kaas oo ka qabsoomay M/ Muqdisho.
Shirka oo ay iskugu yimaada an Garso oreyaasha kala duwan ee Maxkamadaha dalka, ayaa diiradda lagu saarayaa mawa adiicda ahmi yadda u leh haw laha shaqo ee Garsoorka, waxaana shirkan Shalay loogga hadlayaa mideynta qaabka iyo qorista xuku nnada, habraaca dacwadaha been abuurka ah, iyo weliba fulinta dacw adaha iyo u sinn aanta caddaalad da, waxa ana halkaas lagu soo ban dhigayaa cilmi ba adhisyo kala duwan oo laga sam eeyey mawaadiicda uu ku saabsan yahay shirku.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Md.Baashe Yuusuf Axmed oo furitaa nkii Shirka hadal ka jeedi yey, ayaa carabka ku adkeeyey in shirkani uu ahmi yad weyn u leeyahay fududeynta xil gudashada gar soorka iyo tayeynta adeegyada caddaal adeed ee uu bulshada u qabto iyo in faham middaysan laga yee sho dabaqida iyo tafs iirka qawaaniinta kala duwan ee dalka si kor looggu qaado adeega cadaaladdeed ee Garsoorka dalka.
Dowladda FSoo ku dhawaaqday iney wax ka qab aneyso dhibaatooyin ka loo geysto Soomaalida K/ Afrika
Lataliyaha madaxweynaha DFS e dhanka xiriirka Caalamiga iyo isku duwaha Barnaamijyada Naasir Cige ayaa shaaca ka qaaday in dow ladda Soomaal iya ay wax ka qaban eyso dhibaatooyinka loo geysto Soo maalida ku nool dalka Koonfur Afrika.
Lataliyaha madaxweynaha ee dhanka xiriirka Caalamiga iyo isku duwaha Barna amijyada oo kulan la qaatay Soom aalida ku nool dalkaas ayaa ka dhageystay cabs hooyonka ay qab aan, isagoona balan qaad ay in dowladda wax ka qaban doonto dhib a atada ay la kulmaan.
Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ayaa rajo badan ka qaba in dowladda Soomaaliya ay wax badan ka qa ban karto dhibaatooyinka loogu geysto Koo nfur Afrika oo ay ku haystaan dhaqaale aad u farabadan.
Lataliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh ee dhan ka xiriirka Caalamiga ah iyo Isku duwaha Barnaamij yada Naasir Cige ayaa ku bogaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika kartidooda iyo sida dulqaadka leh oo ay kaga shaqeystaan K/Af rika, isagoona booqday qaar ka mid ah goobaha gan asiga ee Soomaalida dalkaas ku leeyihiin.
Gabagabadii dalka Koonfur Afrika oo ay ku nool yihiin Soomaali badan oo hal kaasi u shaqo tagay ayaa la kulma beegsi uu ka mid yahay dil, dhaawac, dhac iyo bo ob ay kala kulmaan kooxo hubeysan oo u dhashay dalkaas.
Taariikh Nololeedka taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
A):-S/Guuto Ibraahim Shiikh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka CXD, waxa uu ku dha shay Muqdisho San adka Markuu ahaa 1960-kii.
Waxbarasadiisa Hoose iyo Dhexe waxa uu ku qaatay Dug siga hoose iyo dhexe ee Xamar Jad iid- ee Magaalada Muq disho 1977-kii.
Sanadkii 1977-kii waxa uu ku biiray Ciid anka CXDS.
Sanadkii 1981-kii waxa qaatay Shaad ada Dugs iga Saree ee Schoolka Wadajir Sare ee Muqdisho.
Isla Sanadkii 1981, waxa uu ku biiray leyliska Sa raakiisha ee ku xarooday Akaa deemiyadda CXDS ee Muqdisho, waxa uuna qaatay xidigtii ugu horeysa 1984-kii
Sanadkii 1984-kiiwaxaa uu ka qalin jabiyey Akadee miyadda Saariiksha, waxa uuna qaatay L/x/Le.
Sanadkii 1986 waxaa uu Tababar dhanka Hogga aminta ( Junior Staff College ) ku qaatay Akadeemiy adda CXDS, waxaa uuna u dalcay derajada Captain.
Sanadkii 1988 waxaa uu qaatay Tab abar heer sare ( Advance Course ), waxaa uuna u dalcay deraj ada Gaanshaanle.
Sanadkii 1990-kii waxa uu u dalcay derajada G/Dhexe.
Isla sanadkii 1990-kii waxa uu ka baxay Machad ka Luqadaha ee CXDS.
SHAQADA
Bur-burkii ka hor waxa uu ka soo shaqeeyay Ho ggaamada, iyo Qeybaha kala duwan ee CXD isaga oo gaaray ilaa Taliye Hoggaan.
Sidoo kale waxa uu ka mid ahaa Ciyaa rtooyda ciyaaraha fudud ee kooxdii Wagad.
1991- waxa uu la soo shaqeeyay Dow laddii KMG ahayd.
2003-waxaa uu la soo shaqeeyay DKMg (TNG), waxa uuna u dalcay G/Sare.
2003 ilaa 2008 waxa uu ahaa ganacsade.
Isla 2008-waxuu noqday Gudoomiyihii G/bena adir ahna duqa Muqdish iyo Gudd igii dhisidda Go lohii deeganka Gobolka Benaadir.
2012- 2015 waxa uu ahaa madaxii habmaa muuska Madaxweynaha dalka.
2015-2017, waxa uu dalacay derajada S/guuto waxuuna noqday Taliyihii Guut ada Madaxtooya da.
2023- waxaa loo Magcaabay Taliyaha CXDS. Dhammaad
FAROOLE oo weerar culus ku qaaday SACIID DENI iyo Golaha Wakiilada Puntland
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Punt land, ahna Senator haatan ka tiran Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Far oole oo markii ugu horreysay si faahfaasan uga had lay xiisadda magaalada Garoowe ayaa weerar culus ku qaaday madaxweyne Saciid Deni iyo xubnaha Golaha Wakiilada.
Faroole ayaa marka hore eed eymo culus u jeediyay madaxw eyne Deni, wuxuu ma sheegay inuu horay u qaaday tallaa bo oyin ka dhan ah Puntland, kuna xadgud bay sharciga.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in haa tan u wado qar iska tuurnimo, si mar kale loogu doorto hoggaan ka sare ee Puntland.
"Madaxweynaha isaga oo sanadkii hore ogolaan sho ka heysan Golaha Wakiilada, isna casilin ayuu isa sharaxay, una tarta may madaxweynaha Sooma aliya, wuxuu na u dhaartay inuu 5 sano joogayo oo uu xukunka heynayo” ayuu yiri Senator Cabdiraxm aan Faroole.
Waxaa kale oo uu sii raaciyay "Damac kale ayaa ku dhashay madaxweynaha wuxuuna isku dayay inuu xoogo system-ka oo dhan oo magaca dimuqur aadiyadda fure ka dhigto oo si isugu sameytay lagu doorto.
Dhinaca kale waxa uu soo hadal qaaday dastuur ka Puntland, isaga oo tilm aamay in aan xiligan la furi karin, wuxuuna tilmaamay in loo baahan yahay tirakoob iyo afti dadweyne.
Taliska booliska Somalia oo shaaciyay ma gacya da iyo sawirada askar uu rusqe eyay
"Dastuurka sidiisa lama furi karo dastu urkan waa xeer qaran dadbaa ku heshiiy ay” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Senetor Faroole.
Ugu dambeyn wuxuu dhibaatada dha cday ku eedeeyay inay dhaliyeen xil dhib aanada Puntland, wuxuuna sababt ku shee gay inay keeneen arrinta dagaalka sabab tay.
"Eedeynta guddoonka Golaha Wakiilada waa sax, maxaa yeelay gacan togaaleyn iyo sharci jebin ayay sameeyeen wayna soo kala hormariyeen, ayada oo laga rabay miisaaniyadda sanadkii hore ayay keeneen waxaan, marka waxay mar ag ka ta hay inay isku milmeen, in labadaas ciidan ay isku dhacaan iyaga ayaa keenay” ayuu mar kale yiri Se nataro Faroole.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli xaa lad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha M/Gar oowe oo ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka wad aan labada dhinac.
Taliyaha Ciidanka Birmadka oo korme eray Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar
Taliyaha Ciidanka Birmadka, Korneyl Suleymaan Maxamed Axmed (Dulmidiid) ayaa Jimcihii kormee ray Xarunta Dowlad da Hoose Xamar oo ku taala Degmada Xamar Weyne.
Taliyaha ayaa halkaasi ku booqday Ciida nka Birm adka ee ka hawlgala, isagoona u kuurgelayay xaala dda ciidankaasi iyo qaabka ay amniga xaruntaasi u sugaan.
Taliyaha oo hadal u jeediyay Saraakiishii iyo ciida madii uu halkaasi kula kulmay ayaa faray adkeynta amniga iyo inay qaab wanaagsan ula dhaqmaan shacabka. Ciidanka Birmadka waa laan ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, kuwaa oo loo carbiyay inay ka hort aggaan rabshadaha, waxayna leeyihiin ilaalin sharaf eed ku aad dan howlaha xafladaha ee xafiisyada dowladda. Kormeerka Taliye Dulmidiid ee Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa imaanaya, iyadoo dalka looga diyaargaroobayo toddabaadka xorriyad da, oo ay ugu soo horreyso 26-ka June oo ku beeg an, maa lintii Gobolada Waqooyi ay ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska.
Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa la filayaa in maalmaha soo socda lagu qabto munaasabadaha 26-ka June iyo 1-da Luulyo oo iyana ku aaddan, mar kii Gobolada Koonfureed ka xaroobeen gume ystihii Talyaaniga iyo israacii Gobolada Koonfurta & Waq ooyiga Somaliya, oo haatan laga joogo saddex iyo lixdan sano.
Xaaf oo dowladda Xasan Sheekh ku tilm aamay tii ugu liidatay abid, farriina u diray
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Duca ale Geelle Xaaf ayaa aad u dhaliilay dowladda uu ho ggaamiyo mada xweyne Xasan Sheekh, isagoo she egay in waligiis uusan arkin dowlad ka liidata.
Xaaf oo hadalkaan ka sheegay muna asabad ay ku caleema-saarayeen Sulda anka beeshiisa, ayaa sheegay in dowladda uu dhaliilayo, balse uusan mucaarad ku aheyn.
"Dowladdan mid ka liidata dalkaan iyo dadkan sooma marin, waxaan soo joogay wa ayo badan, wel ina ma arkin tanoo kale bal aan faataxada u marno in ilaahey toosiyo,” ayuu yiri Xaaf.
Wuxuu dalbaday in farriintaan laga gaa rsiiyo madaxda ugu sareysa dowladda fed eraalka, maada ama sida uu sheegay waayahaan uusan arkin.
"Sanadkaan waa la liitaa, dowladnimadii xitaa dhib badan ayaa ka jira, horta bal dowladaan aan faatax ada u marno, dowladaan federaalka iyo dowlad gob oleedyadaba dadkii waa ku dhex dhinteen, Soomaali Shalay ayey ugu liidataa wax ba danaan soo joog aye,” ayuu yiri madax weyne hore Xaaf.
Wuxuu intaas ku sii daray, "Anigu waa yahaan ma arko dowladda waaweyn ee cidii aragta ha iiga war geyso, war sidaan hala isku dhaamo xaalku ma fiicnee.”
Xaaf ayaa sheegay in dhibka ugu weyn uu Shalay ka jiro nidaamka federaalka, maadaama uu maamul kasta awood is bidayo oo gobol-gobol loo sii laa banayo.
"Sidaan waxaaba ka roon in DG/boleedyada kal iya la ahaado oo federaa lka meesha laga saaro, ha dii gobol kasta uu rabo in kaligiis uu is xukumo, is-maamul goboleed hala wada noqdo, xaalku ma fiic nee towfiiqda Allaha na waafajiyo, ma daxdana All aha noo toosiyo,” ayuu hadal jeedintaan ku yiri Mad axweynihii hore ee Galmudug Axmed Xaaf.
Ugu dambeyntii Xaaf ayaa sheegay in mucaarad uusan aheyn, waligiisna uusan mucaarad noqon, bal se hadalkaani uu kala jeedo dhaliil iyo wax toosin, "Meel aan ka hadlo ayaan waayey kaligeyna shir jar aa’id ma qabanayo, marka Shalay ayaan halkaan kaga faa’iideystay inaan gudbiyo farriintaan,” ayuu hadalkiisa ku soo gabaga beeyey Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
Duqa Muqdisho oo daah furay olole bilic soo celin ah oo loogu diyaar garoobayo munaasaba da maalmaha Xorriyadda
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah furay ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada Caasim adda kaas oo ay si wadajir ah ugu qeyb galeen maa mulka G/Banaadir, Howl wadeenada D/Hoose ee Xamar, Shirkadda Nada fada ifi iyo Maamulada Degm ooyinka. Daahfurkan ololahan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir, maamulada degmooy inka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo ho wlahani nadaafadeed uu qeyb ka yahay u diyaar garowga Munaasabadaha isasaaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Ciidul Adxa.
SSC-Khaatumo oo sheegtay in ciidam ada Somal iland duqayn aan kala sooc lahayn ka gaysteen Laascaanood
SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku ee daysay in ay Laascaanood ka gaysteen duqayn aan kala sooc lahayn oo sababtay dhimasho dad shacab ah iyo burbur.
"Maleeshiyaadka Somaliland waxay soo celiyeen duqayn toodii aan kala sooca lahayn ee Laas caa nood, taasi oo saba btay dhima shada dad shacab ah iyo burbur dhismayaal" ayaa lagu yidhi Qoraal ay soo saareen Golaha SSC-Khaatimo.
Qoraalka SSC-Khaatumo waxa lagu sheegay in Somaliland ay ka dhabaysay hanjabaadii uu taliy aha millaterigu jeedi yay 18 bishan, isla markaana ay qaadeen duqayn aan kala sooc lahayn, madaxda Somaliland-na ay galayaan danbiyo dag aal.
SSC-Khaatimo ayaa dowlada Soomaal iya iyo be esha caalamka ugu baaqday in ay masuuliyad iska saarto ilaalinta shacab ka Laascaanood, isla mark aana dadka dan biyada galaya cadaalad la mariyo, ayaa lagu yidhi qoraalka.
Lama yaqaano sida ay Shalay wax ku bilowdeen, isla markaana warbaahinta qaar kood ayaa sheegay sa in madaafiic labada dhinac iswaydaarsadeen, hal ka kuwa kale ay sheegayaan in Somaliland ay si is keeda u duqaysay qaybo magaalada kamid ah oo la gu tuhmayo in ay joogaan ciidamada SSC.
Colaada ayaa hada socota sannad badhkii mana muuqato wax waan waan toos ah oo ilaa iyo hada lagu xalinayo, wax aana guuldaraystay dham maan dadaalo lagu raadinayay in lagu dajiyo xiisada,sidoo kale, baaqyo kasoo baxay beesha caalam ka iyo Golaha Amaanka, ayaan waxba xaal ada ka badalin.
Xujeyda Soomaalida "Qol Idinma Heyna Ayaa La Yiri Sanadkan Waa Sanadkii Ugu Dhibka Bad naa,Gacan Bidixeyn Ayaa Jirta”
Xujeyda Soomaalida ee sanadkan soo gudaneysa acmaasha Xajka ayaa ka cabanaya adeeg xumo ba ahsan oo jirta, xili lacago fara badan laga qaatay,iya goo tilmaamay ineysan heysan meel ay seexdaan iyo gaadiid ay adeegsadaan.
Qaar kamid ah Xujeyda oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka ay wajahayaan, iyagoo sheegay in xili Xajka uu bilow yahay ay wa jahayaan caqabado fara badan, waxe yna quus ka muujiyeen sida ay ula dhaqmay aan mas’uuliyiinta wasaarada diinta iyoaw qaafta iyo gudiga xamlada ee arrimah aasi loo xilsa aray.
Mid kamida Xujeyda waxa uu sheegay iney jirto gaadiid xumo baahsan iyo hoy la’aan isagoo shee gay in 11,500 Xujey ah loo sheegay iney isticmaala an 8,000 oo joodaari, wuxuuna shaaciyay ineysan garaneynin sidey isu gaarsiin lahaayeen.
Arrimaha argagaxa leh ayaa ah in mid ka mida Xujeyda Soomaalida uu ku geeriy ooday dalkaasi Sucuudiga, halka laba kalena ay dhaawacyo la il-daran yihiin ka dib markii uu jiiray gawaari, maadaa ma ay waayeen guddigii hagi lahaa.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta xukuum ada Sooma aliya Mukhtaar Roobow oo laga filayay inuu wax ka qabto arrintan ayaa si jees jees ah Xujeyda ugu she egay ineysan meesha raaxo u iman, hadalkaas oo niyad jab ku abuuray Xujeyda.
Inta lagu sugan yahay Mina iyo Cara fo ayey Xu jeyda sidoo kale wal wal ka muujinayaan cuntadii ay cuni lahaayeen, waxeyna madaxda sare ee dowlad da ka dalbadeen iney soo fara geliyaan arrintan.
Dagaal u dhxeeeya Ciidanka Somaliland iyo SSC oo dib uga qarxay duleedka Laascaano
Wararka aan ka heleyno duleedka mag aalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa she egaya in halkaas goor dhow uu ka qarxay dagaal xooggan oo u dhex eeya ciidanka Maamulka Soma liland iyo ciidanka SSC.
Ciidanka Somaliland oo maalmihii lasoo dha afay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka waday dul eed ka Laascaanood ayaa lasoo weriyey inay wee rar kusoo qaadeen saldhigyo ciidanka SSC ay ku lee yihiin duleedka Laasc aano, sidaasina uu dagaalka ku bilowday.
Dhawaqa hubka culus ayaa laga maq layaa aaga dagaalka, sidoo kale waxaa dagaalka barbar socda madafaaiic ay ciidanka maamulka Somaliland ku gar aa cayaan xaafaddo ka tirsan magaalada, ill aa iyo hada si sax ah looma oga khasaara ha ka dha shay dagaalka.
Bilhii lasoo dhaafay ayaa waxaa Laasc aanood ka taagneyd Colaad u dhexeysay ciidanka Somalil and iyo kuwa SSC oo marar badan ay dhexmareen dagaalo ay ku dhinteen Askar farabadan, isla mark aana lagu dilay taliyeyaal ciidan oo labada dhinac ka tirsanaa.
Golaha ammaanka ee Qaramada Mido obay ay aa dhawaan maamulka Somaliland ee uu hoggaam iyo Muuse Bixii Cabdi ugu baaqday in ciidankooda ay kala baxaan Gobolka Sool, isla markaana ay jooji yaan colaada ay kusoo qaadayaan Laascaan ood iyo degaanada ku dhow.
Imaaraadka Carabta oo walaac weyn ka muujiyay kororka weerarrada kooxda Al-Shabaab
Sheikh Shakhboot Bin Nahyan Al Nah yan, Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Isu tagga Imaara adka Carabta ayaa sheegay in falalka argagixisani mo, gaar ahaan we erarada Al-Shabaab, ay yihiin khataraha u gu weyn ee Soomaaliya ku wajahan gaar ista hammigeeda siyaasadeed iyo dhaqan dha qaale.
"Saddexdii bilood ee ugu horreeyay 2023, tirada dhacdooyinka la xidhiidha argag ixisa nimada waxay dhaafeen dhamma an celcelis ahaan sadd exdii biloodba mar la diiwaan geliyay tan iyo 2016," ayuu yiri Sheikh Shakhboot Bin Nahyan.
Wuxuu sheegay in Imaar aadku uu aad uga wal aacsan yahay kororka weera rrada ay Al-Shabaab ku beegsanayaan dadka rayid ka ah iyo kuwa amn iga ka shaqeeya, oo ay ku jiraan ATMIS iyo ciidam ada Dowladda Soomaaliya.
Sheikh Shakhboot Bin Nahyan Al Nah yan ayaa beesha caalamka ka codsaday in la taageero sare u qaadida jawaabaha bini’aadantinimada iyo isbedelka cimilada ee Soomaaliya.
Bin Nahyan oo ka hadlayay shirka golaha amma anka ee Qaramada Midoo bay ayaa ku baaqay in la caawiyo Sooma aliya si wax looga qabto xaaladda malaay iinta Soomaaliyeed ee ay saameeyeen aba araha iyo barakaca.
Wuxuu sheegay Imaaraadka Carabta inay ka go’ an tahay taageeridda hiigsiga qaran ee Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedah ay xooj inta dib u heshiisiinta, dib u cusboonaysi inta nidaamka doorashada, iyo sare u qaa dida wada shaqeynta Dowladda Soomaal iya iyo Dowlad Gobo leedyada iyadoo loo marayo Golaha Wadatashiga Qaran.
Tahriibayaal ku geeriyooday Xeebaha dalka Talyaaniga
In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degt ay jasiiradda Lamp edusa ee dal ka Talyaaniga, sida ay sheegtay Q/M. Musiibadan ayaa Khamiis tii dhac day, waxaana u gu yaraan hal cunug oo dha waan dhashay uu ka mid yahay dadka la la’yahay, si da uu sheegay wakii lka UNHCR ee Talyaaniga Chiara Cardoletti. Marka bkan oo ka soo ambaba xay maga alada Sfax ee dal ka Tunisia ayaa waxaa la socday 46 muha ajiriin ah oo u kala dha shay dal alka Cameroon, Burkina Faso iyo Ivory Coa st, si da uu qaxiijiyay Flavio Di Gia co mo, oo ah afhay een ka hay’adda socdaal ka QM ee IOM.
Doonta ayaa ku rogmatay dabeylo xo oggan iyo mowjado aad u sarreeya, ayuu yiri. "Qaar ka mid ah kuwa badbaad ay ayaa loo qaaday Lampedusa ku wa kalena waxaa lagu soo celiyay Tunisia”.
"Dadka la la’yahay waxaa ku jiray 7dumar ah iyo qof aan qaan-gaarin, dadka badbaad ay ay aa dham aantood ah rag qaangaar ah,” ayuu raac iyay.
Wararkii ugu danbeeyay Ciidamada Wagner oo aad ugu dhow Caasimadda Moscow
Shalay dhan ciidamada Wagner ayaa u muuqday kuwo dhanka waqooyiga ka soo galaya Moscow.
Goor sii horreysay, barasaabka gobolka Lipetsk, oo koofur u jira Moscow, ayaa xaqi ijiyay in Wag ner ay kasoo gudbeysay gob olka, iyadoo muuqaal la arkayna uu muuj ina yay kolonyo ku jiheysan dhan ka waq ooyiga.
Xukuumadda Ruushka ayaa u muuqata inay aad uga walaacsan tahay in ciidam ada Wagner ay mar dhow galaan Moscow.
Dhinaca kale Duqa caasimadda Ruushka ee Mos cow ayaa sheegay in xaaladdu ay xun tahay.
"Xaaladdu waa adag tahay,” ayuu duqa Moscow Sobyanin ku yiri qoraal la soo dhigay barta Teleg ram. Wuxuu intaa ku daray inay suurtogal tahay in waddooyinka qaar amaba deega annada deriska la ah magaalada la xiro.
Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey gobolka Gedo
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaar aha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii Shalay ka dhacay duleedka degmada Beledxaawo ee /Gedo, kaas oo lala beegsaday gaari ay la socd een dad shacab ah.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warra mayaa inuu haleelay gaari ay la socdeen dadka sha cab ah, xilli uu marayay deegaankaa Uunsi oo 17 KM dhinaca waqooyi kaga beegan Beledxaawo, wax aana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxan ku dhintay ugu yaraan hal qof, ayada oo ay ku dhaawacmeen 3 kale oo kamid ahaa rakaabkii la socday baabuurka la qarxiyay.
Sidoo kale dadka dhaawacyada ah ay aa waxaa la geeyay gudaha degmada Bel edxaawo oo haatan lagu dabiiba yo xaaladooda caafimaad, sida ay innoo sheegeen dadka deega anka.
Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo howlgallo kooban ka sameeyay waddada uu qaraxu ka dhacay, balse ma jirto cid ay usoo qabteen falkaasi.
Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Gedo iyo kan degmada oo ku aadan dhac dadaasi, taas oo xanuun ku reebtay dadka deegaan ka. Qaraxan ayaa qayb ka noqnayo falal amman dar ri oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay gobolka, waxaana weerarkii ugu dambeeyay oo qarax ahaa uu ka dhacay Ceelwaaq. Si kastaba, Gedo ayaa waxaa haatan ka taagan xaalado siyaasadeed oo ka dha shay magacaabista maamulka cusub ee uu gobolkaas u magacaabay madaxw eyne Jubbaland.Al-Shabaab ayaa maalmi hii dambe kor dhisay weerarada ay ka fuliso Gedo, Jubbo oyinka iyo xittaa deegaanada ku yaalla xadka u dhexeeya dalalka Soomaal iya iyo Kenya.
Puntland oo ku dhowaaqday arrin sii hurineysa xiisadda ka taagan magaa lada Garowe
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo war cusub soo saaray ayaa ka hadlay doo rashada madaxtooyada, taas oo uu weli ka taagan yahay muran u dhexeeya xukuu madda iyo xubnaha mucaaradka ah.
Wasiirka ayaa sii xoojiyay hubanti la’a anta ka jirta xilliga ay dhaceyso doora shada madaxweynaha oo mucaaradka ay doonayaan in aysan dhaafin sideeda January.
Dirir ayaa si cad u sheegay in door asha da madaxtooyada ay qaban doo naan, xilligii ay iyagu u gartaan inay ku dhacdo, taas oo uga sii dareysa xiisadda haatan taagan.
Sababta ayaa waxa uu ku sheegay in aysan doo nin in dib loogu laabto doorasho hannaan qabiil ah, balse go’aankooda uu yahay in nidaamkaas laga guuro, lana aado xisbiyada.
"8 january, 24 sano ayaa qabiil wax lagusoo doo ranayay. War qabiilka waa laga gudbay. Qofkii qabiil doonaya baadiy aha ha gudbo,” ayuu yiri wasiirka warfaa finta Puntland.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dhinacyada haatan kasoo horjeeda xukuu madda Puntland ay yihiin kuwa diidan horumarinta doorashooyinka, isa ga oo ku eedeeyay inay rabaan in dib loogu laabto doorashadoo hore ee nidaaka qabiilka, sida uu hadalka u dhigay .
Dhanka kale, arrintan ayaa muujineyso damaca madaxweyne Deni ee ku aadan inuu sameysto mu ddo kororsi horleh, ug ana shaqeeyo doorasho uu ku soo laaban karo, balse waxa uu la kulmayaa cadaad is xoogan iyo jawaabo adag oo uga imaan aya muca aradka.
Si kastaba, hadalkan ayaa kusoo aad ayo, ayada oo weli xiisad kacsan ay ka taagan tahay Garowoe oo todobaadkii hore ay ku dagaalameen labada.
Lama oga sida ay wax noqon doonaan, waxaana weli dhaq-dhaqaaq ciidan laga dareemayaa Garoo we, inkastoo dadaallo xoogan ay wadaan Isimada Puntland.
VLADIMIR PUTIN: WAX KA OGOW QAABKA LOO SUGO AMNIGA MADAXWEYNAHA RUUSHKA
XIGASHADASAWIRKA,EPA/SHUTTERSTOCK
Dhacdoyinka sida xowliga ah Shalay uga dhacaya Ruushka waa kuwo qeyrul-caadi ah.
Aqalka Kremlin ee Ruushka loo ga arrim iyo ayaa haatan iyadoo bu uxda soo daaba cay khudbad uu go or dhoweyd jeediyay Madaxweyne Putin oo qoraal ah. Waxaa cinwaan looga dhigay "codsi ku socda muwaadiniinta Ruushka", tanoo loo ga gol leeyahay muujinta muhiimadda mid nimada dalka - xilli ay jirto kala qeybsan aan baahsan iyo shacabka oo kasoo horj eeda duullaanka Putin ee Ukraine.
Madaxweyne Putin ayaa waxa dhacaya la barbar dhigay dhacdooyinkii 1917, mark aas oo "Raashiya anku ay dilayeen Raashiy aan kale" intii uu socday dagaalkii sokeeye ee uu dhiigga ku daatay.
Inkastoo uusan magaciisa sheegin, ha ddana khu dbaddiisa waxay u muuqatay mid uu ugu digayo ma daxa kooxda caloo shood u shaqeystayaasha Ru ushka ee Wagner, Yevgeny Prigozhin. Putin ayaa wacad ku maray inuu tallaa booyin ad ag uu ka qaadi doono ooxda, oo uu ku eedeeyay khiyaano iyo hagar daa cin.
Sidee loo ilaaliyaa amniga Putin?
Ruushka
Ma jiro wax aan la sameynin si loo ilaal iyo Vlad imir Putin naftiisa.Tallaabo kasta oo uu madax wey naha Ruushka qaadayo waxaa si dhow ula soc da boqollaal ila alo
ah oo wehliya maalin kasta 24-ka saac ee ay ka kooban tahay.
Cuntadiisa waxaa loo diyaariyaa si tax addar leh, wax walba oo uu cabayana waa inay marka hore ka badaan la-taliyeyaa shiisa khaaska ah.Sababta arri ntan loo sameynayo waa in ninkan horay uga tirsan aan jiray sirdoonkii Soviet-ka uu si fiican u Ogyahay xilligan uu dagaalka ku jiro.khatarta ku hareereysan, gaar aha an EEG 5AAD
KA YIMID BOGGA 4AAD
VLADIMIR PUTIN: WAX KA OGOW QAABKA LOO SUGO AMNIGA MADAXWEYNAHA RUUSHKA
Putin waxa uu hoggaaminayaa dagaal ka uu wad dankiisa ku qaaday Ukraine, taa sina waxay kee neysaa halis dheeraad ah.
Balse yaa mas'uul ka ah ilaalintiisa? Maxayse yih iin qaar ka mid ah tallaabooyin ka loo qaaday si loo ilaaliyo naftiisa? Waa tan xog aad wax badan uga ogaaneyso arrimahaas.
Koox si weyn u sugeysa amniga Ciidamada kala duwan ee dhinaca amniga u qaabilsan Ruushka wax aa ka mid ah koox si khaas ah loogu xil saaray in ay ilaa liyaan Madaxweyn aha iyo qoyskiisa: Wax aana lagu magacaabaa Ciid anka Ilaalada Amniga Mada xweynaha.
Kooxdan waxay hoos tagaan Taliska Hay'adda Ciidamada Amniga ee Federaal ka Ruushka, oo asal ahaan ka tirsanaan jirtay Hay'adda Sirodonka ee loo soo gaa biyo KGB. Waxay sidoo kale qaabilsan tah ay amniga saraakiisha sar sare ee Ruu shka, oo uu ka mid yahay Ra'iisul Wasaare Mikhail Mishustin.
Sidaas awgeed, koox ciidamo si gaar ah u tababa ran, oo dhagaha ay ugu jiraan qalabka isgaarsiinta ayaa ku hareereysan madaxweynaha habeen iyo maalinba.
Sida ay ku warrantay warbaahinta afka dwoladda ku hadasha ee lagu magacaabo Russia Beyond, marka ay ilaaladan madax weynaha u raacayaan ba nnaanka, waxay isu qaybiyaan saddex kooxood.
Kooxda ugu dhow waxay u noqonayaan ilaalada khaaska ah.
Kooxda Labaad waxay iyagoo aan la fahansan eyn dhex galayaan shacabka.
Kooxda saddexaadna waxay waardiye ka qaban ayaan dusha sare ee goobta uu madaxweynaha ku sugan yahay, si ay uga ilaaliyaan cid walba oo laga shakisan ya hay oo soo gasha halkaas. Kooxda afaraadna waa kuwo u tababar an shi ishka oo la saaro saqafka kore ee dhismayaasha ku hareereys an meesha uu madaxweynuhu joogo.
Putin Qoraalka sawirka,
Nin wax shiisha oo saaran mid ka mid ah darbiy ada madaxtooyada Ruushka ee bar tamaha Moscow
Ilaaladan waxay madaxweynaha u raa caan meel kasta oo uu tallaabo u qaado.
"Putin ma jecla in uu fuulo diyaaradaha qumaat iga u kaca; inta badan wuxuu ku safraa kolonyo ga waari ah, oo ay la socd aan mooto oyin, gawaari mid ab madow, iyo kuwo kale oo qayb ka ah gaadiidka mada xtooyada. Marka uu socdo waxaa la jooj iyaa dhamma an gawaarida shacabka, haw adana waxaa laga ilaaliyaa wax diyaarad ah ama ku wa loo yaqaanno drones-ka," ayuu yidhi Mark Gale otti, oo ah khabiir dhanka amniga u qaabilsan Ruu shka.
Ciidamada ilaalada madaxtooyada Ruu shka wa xaa caawiya laanta "Ilaalada Qar anka Ruushka", ama "Rosgvardia", oo lix sano ka hor uu abuuray Put in qudhiisa, laguna tilmaamay in ay yihiin "ciidan sha khsiyeed" oo uu sameystay madaxweyna ha. Waa laan ka madax bannaan taliska ciidamada amniga Ruushka. Inkastoo howlaho oda ay ka mid yihiin ilaalinta xud uu aha, la dagaallanka argagixis ada iyo arr imo kale, haddana shaqadooda khaaska ah waa in ay Madaxweynaha ka difaacaan khatar kasta oo suuragal ah.
"Qof walba wuu og yahay in ay yihiin ciidamada ilaalada khaaska u ah madax weynaha," ayuu yidhi Stephen Hall, oo ah khabiir wax ka dhiga Jaamacad da Bath ee dalka UK. Putin
Qoraalka sawirka,
Viktor Zolotov, oo horay ilaalo khass ah ugu ahaa Putin ayaa hadda hoggaaminaya kooxda ila alada qarankaNinka hadda hoggaaminaya Ciidan ka Ilaalada Qaranka waa Viktor Zolotov, oo horay u ah aan jiray waardiyaha khaaska ah ee Madaxwe yne Putin. Waa nin daacad u ah madaxweynaha, sannadihii ugu dambeeyayna waxa uu kordhiyay tir ada cidan ka amniga oo uu gaarsiiyay ilaa 400,000.
"Waa tiro aad u badan, ilaalada mada xweyneya asha, sida madaxweynaha Mare ykanka, uma dho wa tiradaasoo kale," ayuu yidhi Mr Hall, oo la hadlay BBC Mundo.
Maxay yihiin tallaabooyinka loo qaaday si loo ilaaliyo Putin? Inkastoo ay adag tahay in la ogaado heer ka ay gaarsiisan yihiin tallaabooyinka lagu xaqi ijinayo amniga madaxweynaha, qaar ka mid ah wax aa tooshka ku ifiyay Mada xtooyada Kremlin iyo sara akiil ka tirsan ciidanka amniga Ruushka.
Tallaabooyinkan waxaa ka mid ah:
Cuntada Putin Mid ka mid ah arrimaha sida aadka ah looga taxad daro waa cuntada.
Sida uu sheegay Mark Galeotti, Putin waxa uu leeyahay dad u qaa bilsan dhadh aminta raashiinka, ma adaama laga baqayo in la su mee yo, waxayna tijaabiyaan wax walba oo uu madaxweynuhu cunayo.
"Qaabkan ilaalada ah wuxuu u eg yahay kii ay adeegsan jireen boqortooyoo yinka, mana aha mid la mid ah amniga madaxweyneyaasha ee xilligan ca sriga ah," ayuu Mr Galeotti ku yidhi BBC-da.
Xitaa marka uu madaxweynuhu dalka dibaddiisa aado, kooxdan ayaa dhadhamineysa wax walba ka oo uu cunayo.
Stephen Hall, ayaa sheegay in kooxda ilaalada madaxweynaha ay si dhow ula socdaan qaabka loo kariyo raashiinka mad axweynaha, si khatarta looga hor tago Taleefannada casriga ah
Putin
Tallaabo kale oo loo qaaday si madaxwey naha amn igiisa loo su go waa in telefoonn ada casriga ah laga ilaaliyo madaxtooyada Kre mlin. Madaxweynaha Ruushka qu dhiisa ayaa xaqiijiyay in uusan isticmaalin qalabka casriga ah ee isga arsiinta. Sanadkii 2020-kii ay uu wareysi uu siiy ay Wakaaladda Wararka ee Ruu shka, TASS, ku shee gay in haddii uu rabo inuu la xiriiro qof uu isticmaalo telefoon rasmi ah oo loogu talo galay.
Balse xaqiiqada ku aaddan in mada xweynaha uusan isticmaalin qalabkaas waa in uusan kalsooni ku qabin internet-ka. Horay ayuu mar u sheegay in internet-ka uu yahay "Mashruuc ay leeyihiin CIA" - oo ah hay'adda sirdoonka Mareyka nka. Dadka u dha shay Ruu hska ayuu ka cod saday in aysan waxba ka raadinin Goo gle maadaama uu u arko in Mareykan ku ay la socd aan xogta la galiyo adeeggaas. Isbada llada lagu sameeyay amniga ma daxweyn aha Ruushka kuma eka oo kaliya kuwa ku saabsan dhinaca weera rrada.
Caafimaadka PutinWaxaa kale oo laga ilaaliyaa xanu unna, sida fayraska corona.Xilliyadii uu aadka u socday xanu unkan, in loo dhawaado ma daxw eyne Vladimir Putin aad bay u adkeyd.
Hoggaamiyeyaasha faro ku tiris ka ah ee la kulma waxaa lagu khasbayay in ay ka fogaadaan. Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu caansa naa ee arrintaas muujiyay wa xaa ka mid ah markii uu la kulmay ma daxweynaha Faransiiska, Emman uel Macron, kaa soo isaga iyo Putin loo dhaxeysiiyay miis aad u dhe er. Tan iyo markii uu billowd ay cud urkan safmarka ah, madaxweynuhu uma safre ynin de ega an nada gudaha dalka, way na yaraayeen munaasa badaha uu ka qayb gali jiray. Qaar ka mid ah dad ka fala bqeeya arri maha sird oonka ay aa sheegay in isba dalladan xad dhaafka ah ee lagu xoojiyay am niga madaxweynaha ay ka turjimayaan in Ruushka ay qaadeen tallaabooyin "ka badbadis ah". Qaar kal ena waxay sheegayaan in madaxweyna ha oo horay usoo maray laa nta sirdoonka uu cid wal ba ka og ya hay muhiimadda ay leedahay in uu naf tiisa ilaaliyo.XIGASHO:-BBC
INTAN KA OGOW LABADA TAAJIR EE FEERKA KU BALAMAY?
Labada maalqabeen ee iska leh baraha bulshada ee ugu saameynta weyn dunida, Mark Zuckerberg iyo Elon Musk ayaa isku balansaday inay feertama an. Labada nin ee ugu taajirsan tiknoolijiyadda dun ida ayaa ku balamay goob qafilan oo ciyaarta feerka iyo legdanku ka dhaco.
Musk ayaa fariin uu soo dhi gay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in uu "diyaar u yahay dagaal kadhaco goobta qafilan" isaga iyo Mr Zuckerberg.
Zuckerberg, oo ah madaxa shirkadda leh Face book iyo Instagram ee Meta, ayaa da badeed soo dhi gay sawir uu Mr Musk soo dhi gay bartiisa twitter-ka wuxuu na ku soo dul qoray "isoodir goobta aad joogto".
Musk 52 sano jir noqonaya dhammaadka bishan ayaa markaas ugu jawaabay qoraalka Mr Zuckerbe rg in uu joogo "Vegas Octa gon." Waxa uu goor dam be faafiyay muuqaal loo fahmay in uu ku muujinayo in farrintiisu kaftan tahay.
"Weligey ma sameeyn jimicsi aan ahayn in aan carruurteyda kor u qaadqaado oo aan kor u tuur tuuro," ayuu yiri. Laakiin Zuckerberg oo 39 sano jir ah waxa uu muddo dheer baranayay feerka iyo laad ka, isaga oo dhawaan ku guuleystay tartan sare.
Loolanka iyo isbalansiga feer ee labada nin u dhexeeya ayaa bilowday kadib markii Facebook sha acisay inay hirgelinayeen adeeg baraha bulshada ee cusub oo la tartami doonta Twitter oo uu leeyahay Musk, ninka ugu taajirsan dunida. Boggan cusub ay aa waxa uu ku xirmayaa Instagram oo uu sidoo kale leeyahay Zuckerberg, iyo bogga kale ee la yiraa Mas todon oo loo sameeyay in lagu la tartamo isla Tw itter. Nolosha labada nin Getty Images
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Elon Musk oo ah ninka dunida ugu taajirsan oo ku dhashay Koonfur Afr ika ayaa heysta hanti lagu qiya aso 236 bilyan oo doo lar. Waxa uu ka dhashay qoys ka mid ah cada an kii Koonfur Afrika degenaa. Waa hantiila iska leh shir kadda gawaarida korontada ku shaqeeya soo saarta ee Tesla iyo shirkadda SpaceX oo farsamey sa day ax gacmeedyada.
Waxa uu sidoo kale sanadkii hore iibsaday shir kada Twitter oo ugu kacday afartan iyo afar bilyan oo doolar. Hantii lahan oo dhaqaalaha ugu badan sam eeyay hal sano gudahiis xilligaas oo ah intii lagu jirya fayraska Karoonaha ayaa horey u sheegay in uusan qanci doonin ilaa iyo inta uu dadka ka hayaaminayo dhulka oo uu ka dejinaya meeraha dayaxa ee hawa da sare. Mark Zuckerberg Getty Images,
Zuckerberg oo ka mid ah dadka dunida ugu taajirsan waa aas-aasaha Facebook oo ka soo bilow day qol yar oo uu ka degenaa jaaamacadda Harv eryd oo uu arday ka ahaa sagaal iyo toban sano. Si doo kale waa milkiilaha shirkada Meta oo ka kooban Facebook, Instagram iyo Whatsapp, waxaana hanti diisa lagu qiyaa saa sagaashan iyo sagaal bilyan oo doolar.
Lacag ka badan 14 milyan oo doolar ayaa ku baxa ammaankiisa xilli shirkadiisu ay dhimeyso shaq aalaheeda. Waxay taasi ka dhigan tahay in dhaqaal aha ku baxa ilaaladiisa oo horey u ahaan jirtay 4 mil yan oo doolar la kordhiyay boqolkiiba afart an. Sida as oo ay tahay Elon Musk waxa uu malaha ku jiraa khatar maadaama uu dag aal ugu baaqay nin taba bar, oo ah dagaalyahan ku dheereeya feerka. Laaki in waa nin uu ka hanti badan yahay. Labada hantiile ba waxaa niman madaaleyaal ah oo uu mid walba shan shirkad si gaar ah u maamulo.
XIGASHO:BBC
SHIMBIRAHA MA LA SADAQAYN KARAA? FATWO MURAN KA DHALISAY DALKA MASAR
Do XIGASHADA SAWIRKA,EPA
Fatwo Diini ah oo lagu bannaynayo in shimbaraha la sadqayn karo oo kasoo baxday dalka Masar ayaa dhalisay muran wayn.
Fatwadan oo uu soo saaray sheekh ka tirsan jaamacadda al Azhar oo muran aad u baahsan ka dhexdhalisay baraha bulshada ee masar iyo dunida carabta, ayaa ah mid uu ku banneeyay in la sadqaynkaro shimbiraha iyo digaaga.
Dr Saad Aldin Alhilaali, oo jaamacada Alazhar ka dhiga cilmiga shuruucda ayaa mar uu waraysi siiyey telefishan ayuu sheegay in la faafiyo in sadqaynta shimbiruhu bannaantahay, halkii laga soo iibsan lahaa xoolaha alle-bariga loo qalanayo, si loo yareeyo dhaqaale xumada jirta.
Alhalili ayaa yiri " Fatwadani waxa ay ka timid fikrado ay qabaan imaamyo iyo sharciyaqaano muslim ah, iyaga ayaana qaatay go’aanka lagu bannaynayo sadqaynta shimbiraha oo ay u daliishadeen ayaado qur’aan iyo axaadiis.
Dhinaca kale sheekha ugu wayn dalka Masar Dr Shawky Allam, ayaa jawaab ka bixiyay fadwadan bannaynaysa in shimbiraha loo qalan karo alle-bari ahaan.
Dr Shawki oo jawaabtiisa lagu baahiyay websiteka xarunta islaamka ee Dar Al Iftaa oo masar ku taalla ayuu yidhi " in alle- bari ahaan loo qalo wax aan ka ahayn ishinka sida, lo’da, adhiga iyo geela ma bannaana.
Digaag
Allam ayaa intaa ku daray " Ra’yiga odhanaya alle-bari ahaan waa loo gawrici karaa xayawaan kasta oo hilibkiisa la xuno, waa ra’yi diciif ah kana hor imanaya sunnada.
Sidee ayay uga falceliyeen dadku
Baraha bulshada kuwooda ugu caansan ayaa lagu baahiyay fatwadan lagu banneeyay in shimbiraha la sadqayn karo ee uu soo saaray Al-azhar Sacad Aldin Alhariri. Dadka faallooyinka ka dhiibanayay ayaa qaarkood uga falceliyeen si qosol iyo toocsi ah, kuwo kale waxa ay ka dhiibteen fikirkooda ah sida ay ula muuqato.
Majed ayaa bartiisa twitterka kusoo qoray’ Alle bariga waa la yaqaanaa oo waxa la qalaa Ido, riyo, lo iyo geel, Balse waxa cad in Dr Sacad Aldin ay u muuqatay in qiimaha xooluhu dadka ku qaalliyoobay, aadna ay ugu adagtahay, ka dibna isaga oo dedaalaya uu soo saaray Fatwo qaldan.
Maxamed ayaa isna qaba in fatwada Alhalili tahay mid qaldan. " Sharciyaqaanada iyo culimadu waxa ay isku raaceen in aan aanay alle bariga ku baxayn gawrocooda wax aan ka ahayn xoolaha ishinka ah sida geela, adhiga iyo Lo’da. Waxa iyaduna qoraalkan ku baahaisay twitwerkeeda Shaima oo u aragta in aanu wax cusub sheegin Alhalili, fekwrkiisanina ka hor imanayo waxii ay isku raaceen culimada islaamku " Dr ku waxa uu eegay uun qiimaha hilibka ee kor u kacay, balse digaagiiba waa qaaliyoobeen. Ma lagu ducaysan karaa kalluunka?”
Muxuu yahay muranka ku saabsan faraha digaagga ee u dhaxeeya dowladda Masar iyo shacabkeeda?
Ma aha markii u horreysay oo dalka Masar uu ka dhco muran ku saabsan hilibka ama waxa hilib loo aqoonsan yahay.
Sannadkii tagay ayuu mac’hadka nafaqooyinka qaran ee dalka masar bartiisa facebook soo dhigay, qoraal ku saabsan ‘’dhowr cunto oo qani ku ah nafaqooyin kala duwan oo qiima ahaanna la goyn karo” khaasatan lugaha digaagga.
Joornaalada iyo mareegaha wararka ee dawladda masar ayaa sidoo kale daabacay war bixinno ka hadlaya ''faa'iidada lugaha digaagga” iyaga oo soo xiganaya qoraalkii mac’hadkku soo dhigay bartiisa facebook.
Arrintan ayaa hadal hayn aad u weyn ka dhalisay baraha bulshada iyada oo ay dadku siyaabo kala duwan uga falceliyeen.
Dadka qaar ayaa ka shakisan in arrinkan uu yahay ol’ole looga gol leeyahay in dadka lagu dhiira galiyo cunitaanka cuntooyin raqiis ah badalka hilibka digaagga oo qiimihiisu kor usii kacayo, si lamid ah maciishadda iyo iyo alaabta kale.XIGASHO:-BBC
Kooxda Calooshood U Shaqeystayaasha Wagner Oo Joojiyay Gelitaanka Magaalada Moscow
Hogaamiyaha calooshood u shaqeystayaasha Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa fariin cod ah soo dhigay bartiisa Telegram waxa uu ku sheegay in uu aqbalay in uu joojiyo dhaqdhaqaaqa ciidamadiisa ee ku sii siqaya caasimadda Ruushka ee Moscow ayna dib ugu laabtaan xeryahooda.
Hogaamiyaha Belarusia Alexander Lukashenko ayaa wadahadalo la yeeshay madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ee Wagner Yevgeny Prigozhin inta lagu gudajiray Prigozhin wuxuu ogolaaday inuu joojiyo ciidamadiisa isla markaana uu xakameeyo xaaladda,sida ay shaacisay kanaalka wararka ee Rossiya 24.
"Prigozhin waxay aqbashay soo jeedinta Lukashenko ee ah in la joojiyo dhaqdhaqaaqa Wagner ee dhulka Ruushka iyo in la qaado tillaabooyin dheer aad ah oo lagu dejinayo xiisadda,” ayaa waxaa shaacisay Rossiya 24.
Waxa ay sidoo kale sheegtay in ay suurtogal tahay in la helo qorshe kale oo la aqbali karo taasoo lagu dejinayo xaaladda amni.
Rossiya 24 ayaa sheegtay in
wadahadalka ay ku heshiiy


0 


HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 25-KA JUUN 2023-KA
..