
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 22-KA JUUN 2023-KA
Guddoonka Labada Aqal oo yeeshay kulan muhiim ah
Guddoonka 2da Aqal ee Baarlamaanka Federa alka, Habdhowrayaasha iyo Xogha yeyaasha La bada Aqal ayaa Dorraad kulan ku yeeshay Xarun ta Guddoonka Golaha Shacabka (Villa Hargeisa) ee Magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa looga hadl ay dardarge linta howlaha shaqo ee hortebinta u leh Baarlamaanka 11aad, kolka Xildhibaanada ay ka soo laabtaan gudasha acmaasha Xaj ka iyo fasaxa ciidda.
Kulanka oo ay ka qaybgaleen Gudoo miyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxa med Nuur (Aa dan Madoobe) iyo Gudoom iyaha Aqalka Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa la isla gart ay in si wadajir ah loo wajaho Kalfadhigga 3aad waxyaa baha horyaala Baarlamaanka Federaal ka, sida dhameystirka wax ka bedelka dast uurka.
"Guddoonka Labada Aqal ee Baarlam aanka JFS ayaa isla gartay in ay si wadajir ah u wajaha an Kalfadhigga 3aad sharciy ada iyo howlaha kale ee muhiimka u ah qaranka, oo ay ugu horreyaan dhameys tirka wax ka bedelka Dib-u-eegista Dast uurka KMG, ka howlgelidda heshiisyadii ay gaa reen Madasha Wadatashiga Qaran iyo qodobo kale oo muhiim u ah geeddi-so codka dowladni madda dalka.” Ayaa lagu yiri qoraal lagu daabac ay bogga Golaha Shacabka.
Qodobada heshiisyadii Golaha Wadat ashiga Qaran oo hadda ay gacanta ku hay aan Guddiga Dib-u-eegista & La socodka Hirgelinta Dastuurka KMG ee Baarlama anka Federaalka ayaa wax ka bedelka Dastuurka Qabyo Qoraalka kala shaqey naya Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista & Hirgelinta Dastuurka, si luqad dastuuri ah loogu bedelo qodabada heshii skaasi, ka hor inta aysan horgayn Xildhiba anada Labada Aqal, oo iyagu la gu wado inay fasaxa ka soo laabtaan bilowga bi sha soo socota ee July.
Madaxda Dowladda Federaalka iyo ku wa Do wlad Goboleedyada, marka laga ree bo Puntland ayaa 27-kii bishii hore ee May ku heshiiyay inay dalka ka dhacdo door asho qof iyo cod ah, oo ay ku tartamayaan laba xisbi oo keliya, dalkuna uu yeesho Madaxweyne iyo Madaxweyne Kuxigeen, oo bedelaya nidaamka hadda jira, ee ah Madax weynaha iyo Raysal Wasaaraha. Heshiiska ayaa waxaa ku cad in muddo xileedka Madaxweynaha laga dhigay 5 sano, halka uu 4 sano ka ahaa.
Madaxda ayaa xilligaasi Guddiga Mad axabann aan ee Dib-u-eegista & Hirgelinta Dastuurka KMG ugu baaqay in ay luqad dastuuri ah u bedelaan heshiishyadii uu goluhu gaaray.
Xafiiska Hantidhawrka oo warbixin ka soo saa ray lacag ka maqan khasnadda dowladda
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qara nka oo Warbixin ka soo saaray caddadka lacag ka maq an khasnadda dowladda iyo dadaalka ay dowlad du ugu jirto ka hort agga musuqa, wax is daba-marinta iyo ku takrifalka dakhliga dowladda
Halkan hoose ka Akhriso War-Saxaa fadeed uu xafiiska Hanti-Dhowrka Guud soo saaray:-
"Xafiiska Hantidhawrka guud ee Qaran ka ay aa ku wareejiyay Xafiiska Xeer- ilaal iyaha guud ee Qaranka Warbixin Baaris eed Fatash ah (Fore nsic Audit Report) oo Xafiiska Hantidhawrku ku sameeyay Wa axda bixinta ruqsadda shaqada ee shaqaa laha shisheeyaha ee Wasaaradda Shaq ada iyo Arrimaha Bulshada (MOLSA Work permit department), Waaxda kordhinta dal ku joogga shi sheeyaha ee Hay’adda Socd aalka iyo Jinsiyadda (IND Visa Extension), Waaxda adeegga shaqaalaha shisheeyaha ee Wasaaradda Maali yadda, Waaxda ade egga shaqaalaha shisheey aha ee Bankiga Dhexe Soomaaliya iyo Waaxda adeegga shaqaalaha shisheeyaha ee Xafiiska Xisa abiyaha Guud.
Warbixin baariseedkan fatashka ah ee Xafiiska Hantidhawrku ku war eejiyey Xeer-ilaaliyaha guud ee Qa ranka ayaa muujisay in khasnadda dhexe ee DFS uu ka maqan yahay dakhli ay xafiisya daasi soo saareen oo gaaray 21 Milyan oo dollar intii u dhex eysay 08 March 2018 ilaa 19 April 2023, taas oo ku maqan mas’uuli yadda iyo maamulka Xafiisy ada bixiya ade egyada kordhinta fiisaha iyo ruqs adda shaqada oo kala raacsan Wasaaradda Sha qada iyo Arrimaha bulshada iyo Hay’adda Scoda alka iyo Jinsiyadda iyo sidoo kale Xafiisyada qabashada dakhliga, xisaabinta iyo xaraynta dakh liga oo kala raacsan Was aaradda Maaliyadda, Xafiiska Xisaabiyaha guud iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya.
Baarista Fatashka ah ee Xafiiska Hantidhaw rku ku sameeyey hay’adahan ay aa dabooleysa in tii u dhexeysay 08 March 2018 ilaa 19 April 2023. Waxaana ku lug leh dad isugu jira madax iyo shaqaale dowl adeed iyo dad shacab ah oo xiriir wadasha qeyneed la leh hay’daha dowladda ee Baaristu khuseyso.
Hay’adaha qaabilsan hufnaanta iyo dhaqan-gel inta sharciga ee dowladda Soo maaliya waxa ay wadaan olole lagula dag aalayo musuqa iyo wax- isdamarinta oo sabab u ah gaabiska iyo caajiska miisaan iyadda dalka. Hay’adahan oo ka amba qaa daya waajibkooda shaqo waxa ay ugu baa qa yaan dhammaan madaxda iyo shaqaala ha ka shaqeeya ilaha dakhliga dowladda Soomaaliya in ay muujiyaan mas’uuliyad iyo feejignaan dheeri ah ayna xilkooda u gutaan sida ugu habboon.
Sidoo kale Hay’adaha qaabilsan hufn aanta, ilaalinta iyo dhaqangelinta sharciga ee dowladda Soomaaliya waxa ay Dadw eynaha Soomaaliyeed ka codsanayaan in dowladda lagu taageero lagu na garab-ista ago dagaallada ka dhanka ah mus uqa iyo Khawaarijta Alshabaab.
La dagaallanka musuq-maasuqa iyo Khawaar ijta Alshabaab waa qorshe qaran oo qof walba oo Soomaali ah ay ku jirto dantiisa Dorraad iyo mus taqbalka carruurt iisa.
Ujeeddada baaristan Fatashka ah oo keli ah waa kahortagga musuqa, wax is da ba-marinta iyo ku takrifalka dakhliga yar ee dowladda Sooma aliya ka soo gala ilahee da dhaqaalaha, mana jirto habayaraatee cid, koox iyo qof gaar ah oo uu lid ku yahay ololahan la dagaallanka musuqa iyo lun si ga dakhliga dowladda Soomaaliya.
DHAMMAAD
Shir looga hadlayo istiraatiijiyadda xafiisyada xeer ilaalinta oo Muqdisho ka furmay
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir wadatashi ah oo ku aaddan diyaarinta qorshaha Istaraatijiyadda iyo hawlaha xafiisyada xeer ilaaliy aha guud ee Qaranka iyo xeer Ilaaliyayaasha gu ud ee Sooma aliya.
Shirka oo ay goobjoog ka ahaayeen dhamm aan xafii syada xeer illaaliyaasha gu ud ee dowladda FS iyo xeer-Ilaaliyaha gu ud ee Qaranka garyaqaan Sulaym aan Max amed Max amuud, waxaana daahfuray gud oomiyaha max kamadda sare ee dalka gar ya qaan Baashe Yuu suf Axmed oo ka she ekeeye muhiimada ay dalka u leedahay in qorshe yaal mi deysan loo sameeyo Xeer-Ilaalinta dalka. Shirkan oo socon doono mudo labo maalin ah waxaa lafilayaa inay ka soo baxaan natiijo wax ku ool ah oo dhanaan xeer illi nta dalku ay ka mide ysanyihiin.
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay dardar gelinta wada-hadallada DFS & Somaliland
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soo maaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdi karim Xuseen Guuleed ayaa kullan muhiim la qa atay Safiirka Dowladda Sacuudiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Almu wallad, kullanka ayaa diiradda lagu saaray xo ojin ta iskaashiga labad Dal iyo derdergalinta wa da hadallada DFS iyo Somaliland.
Mudane Guuleed ayaa Safiirka uga warbixiyay halka ay marayaan de daalada lagu xoojinayo wadahadallada DFS iyo Somaliland, iyo sida ay Dowladda uga go’antahay xal u helidda Arrimaha Somaliland.
Dhankiisa Safiirka ayaa muujiyay in ay Dowla dda Sacuudiga diyaar u tahay garab istaagga iyo taageeridda ka gun-gaarista wadahadallada Dowl adda Soomaaliya iyo Somaliland.
Dowladda Soomaaliya ayaa bilihii la soo dhaa fay waxaa ay waday dadaalo lagu dardar gelinayo wada-hadallada Somaliya iyo Somaliland, iyada oo kala tashaneysay Beesha Caalamka
Wasiirka batroolka iyo macdanta oo la shiray ganacsatada Shidaalka iibisa
Wasiirka wasaaradda batrolka iyo ma cdanta dowladda FS mudane Dr Cabd irisaaq Cumar Ma xamed ayaa Dorraad kulan la qaatay dhammaan ganacsatada shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka.
Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa agaas imaha guud ee wasaaradda, waxaana ganacsatada ay aa lala wadaagay looguna sharxay shuruucda iyo xeer-nidaamiya ya ashaay wasaaradu soo saa rtay iyo ahmi yada ay leedahay in ganacsatadu u hoga ansanto.
Ganacsatada ayaa wasiirka la wada agtay dar uufaha iyo caqabadaha jira ee ay u baahanyihiin in wax lagala qabo.
Wasiirka wsaaradda batrolka iyo mac danta DFS mudane Dr Cabdiri saaq Cumar Max amed ayaa la wad aagay sharuu cda iyo habraacyada ha nanka dow lada Soomaaliya u dajisay si looga ba aqs ado dhiba atooyinka ka dhasha meelaha aanan u diyaars anayn in lagu iibiyo shidaal ka, waxaana wasarad du caddaysay in la joojiyay oo aan la o galaandoo nin in dal ka la keeno Shidaal tayadiisa hoosayso,
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ayaa sheegtay inay ka goan tahay ilaalinta bad qabka dadka iyo deegaanka.
Qarax ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay
Qarax ayaa goor dhoweyd waxaa uu ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha ee Muqd isho, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa oo ahaa mid lagusoo xiray mid kamida gawaarida raaxada ayaa waxa ku geeri yooday qofkii gaariga waday.Sido kale waxaa ku dhaaw acmay ugu yaraan labo qof oo la sheegay in ay ka ag dha waayeen halka uu qaraxu ka dhacay.
Kulan looga hadlayay halista maandoori yaha oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siya asada Maamulka Gobolka Banaadir Md., Maxa med Axmed Diiriye (Yabooh), ay aa ka qeyb galay kulan lagu soo bandhig ayay cilmi baaris laga sa meeyay sida xoo ggan ee uu bulshada ugu faa fayo isticm aalka Maandooriyaha iyo qatarta uu ku ha yo mustaqbalka dhallinyarada.
Kulanka ayaa sidoo kale wax aa qeyb ka ahaa Taliyaha qeybta guud Gobolka Ban aadir ee Ciida nka Boliiska Soomaaliyeed, xildh ibaano ka tirsan DFS, madaxda Gars oorka dalka iyo aqoonyahano Soomaali yeed
Hey’adda horurimarinta Nabadda iyo Dimuqra adiyadda ee Hiil ayaa soo ban dhigtay cilmi Ba aris ay ka sameeyeen faaf itaanka dhibaatada Ma andooriyaha, gaar ahaan xarumaha Waxbarash ada, Caafim aadka, Ganacsiga iyo goobaha ay bulsha da isugu yimaaddaan.
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo max ka ma dda gobolka Banaadir hor geeyay Sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha berriga
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qar anka JFS ayaa Dorraad maxkamadda gob olka Bana adir hor geeyay Taliyaha ciidan ka ilaalada xafiis ka canshuuraha berriga ee degm ada Warta nabadda.
Sarkaalkan ka tirsan hoggaan ka ilaal ada canshuuraha berriga ee Ciidanka Bool iska Soomaali yeed ayaa ku eedeysan xat ooyo xoolo dadweyne iyo qaadashada laal uush lid ku ah shaqadiisa, sida lagu shee gay warqad kasoo baxday xafiiska xeer ilaalinta Qaranka.
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u gudb isay eedeysanaha xabsi ku meel gaar ah, si loo soo dhamaystiro baaritaankiisa loona billaabo maxkamadeyntiisa.
XAFIISKA XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA
OFFICE OF THE ATTOORNEY GENERAL
مكتب النائب العام الوطني
SUM:XXIG/019/2023 21/6/2023
WARSAXAAFADEED
Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud oo gudaa nya waajibaadkiisa shaqo ayaa Dorraad horgeeyey Maxakamdda Gobolka Ban aadir Sarkaal ka tirsan Hogaanka Ilaalada Canshuuraha ee Ciidan ka Boliiska Somali yeed gaar ahaan Ilaalada Xafi iska Canshuuraha Bariga kaa soo ah Taliyaha Ciidanka ilaalada.
xafiiska canshuuraha Bariga ee Degmada Warta Nabadda, kuna eedeysan Xatooyo Xolo Dadwe yne iyo qaadashada Laaluush lid ku ah shaqiisa.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ka dib markay ku qanacday cadeymaha hordhaca ah
ee uu soo gudbiyey Xafiiska Xeer-Ilaaliya ha Gu ud ee Qaranka ayey u gudbisay eedeysanaha Xabsi ku meel gaar ah si loo soo dhameystiro baa ritaankiisa loona bilaa bo maxkameydentiisa.
Dhammaad
Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayid ka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda dalka.
Waxaan ku Baaqayaa in si deg deg ah shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada
Garoowe kaas oo salka ku hayo khilaaf Siya asadeed oo u dhaxe eya maa mulka Puntland iyo Siyaasi yiinta, Bulshada rayidka Soo maaliyeed waxa ay walaac ka muujineysaa Dagaalada ka soo cusboonaaday meelo badan oo kamid ah gobalada dalka kaas uu ugu dambeeyay midkii maAnta ka dhacay caasimada maamul goboleed ka puntland.
waxaan ugu tacsiyadeynayaa dadkii ku geer iyooday waxaan u rajeynayaa kuwii ku dhaa wacmay in aalle u boogo dhayo. waxana dadka deegaanka garoowe ugu baaqayaa guud ahaan ba siyaasyiyiin, dhaqan iyo waxgaradka guud in ay ka qeyb qaataan sidii dagaalka loo joojin lahaa waxaana dagaalkaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac iyo hanti burbur sidoolane adhibaato dhanka qaxa ah,waxan soo jeedniayaa in dagaal ka la joojiyo oo wada hadal lagu dhameysto wixii qilaafaad ah ee jira .
dhinaca kale guddoomiyaha dallada ururrada Bulshada Reydka ayaa dhammaanba qeybaha ka la duwan ee deeganada kale oo dadaalka ka soc da la joojiyo mana aha xal in dadaag uu ka dhaco dalka maadaama burbur badan muddo badan la soo maray waa in la wada hadlaa , waxgaradka guudna ay u duubtaan sidii dagaal dambe uusan ka ugu dhin gayiga soomaaliya maadaama uu dib u dhigay hormuarka qaranka oo caalamka nag reebay dagaalbeleedyo iyo dagaal siaasadeedba
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ee wadahadallada DFS iyo Somali land oo la kulmay safiirka Qatar
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Mudane Cabdi kariin Xuseen Guu leed kullan kula qaatay Muqdisho safiirka dow ad da Qatar u fadh iya Soomaaliya Mudane Dr. Abdo lla Salem Alnuaimi.
kullanka labada mas’uul ayaan diirada ku saa rnay iskaashiga labada dal, iyo dard argalinta wa da-hadallada DFS iyo Somaliland. Md. Cabdi kariin Xuseen Guul e ed ayaa safiir ka dowladda Qa tar ee Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi la wadaagay sida dowlad da Soomaaliya uga go’antahay ka miro-dhelinta wadahadallada Soomaaliya iyo Som aliland.
Safiirka dowladda Qatar ee Soomaal iya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi oo bogaa diyey dadaall ada Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Qatar diyaar u tahay garab istaagga iyo taa geerada wadahadallada Soomaa liya iyo Somaliland.
Wasaarada Amniga Gudaha Oo Beenis ay In Dalka Uu Ka Baxsaday Agaasimi hii Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha
Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS ayaa soo saartay qoraal ay ku beenisay warar Dorraad laga faafiyey Agaasimaha Hey’a dda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya C//dir Cilmi Cabdul.
Qoraalka Wasaarada ayaa la gu sheegay in Agaasimaha Hey’a dda Socda alka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdul qaadir Cilmi Cabdul uu ku maqan yahay fasax uu ku wargeliyey Wasaarada.
Warka ka soo baxay Wasaarada Amn iga G udaha ayaa yimid kadib markii warar lagu baahi yey baraha bulshada iyo qeybo ka mid ah Warb aahinta gudaha oo sheeg ayey inuu dalka ka bax saday agaasmihii heyadda socdaalka Cabdulqa adir Cilmi Cabdul. Halkan hoose ka aqriso qoraal ka ka soo baxay Wasaarada Amniga Gudaha; JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOM AALIYA WASAARADDA AMNIGA GUDAHA
جمهورية الصومال الفيدرالية
وزارة الأمن الداخلي
FDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
Tr. 21th,JUUN,2023
WARSAXAAFADEED
Wasaaradda Amniga Gudaha XFS waxay Cadey neysaa in:-1-wax isbeddel ah maamul ah aanu ka dhicin Hey;adda Soc daalka iyo Jinsiyadda.
2-Howlaha Hey;adda Socdaalka iyo Jisniy ada ay si habsami leh ayey u socdaan.
3-Agaasime Cabdulqaadir Cilmi Cali {Cabd ul} waxaa uu ku maqan yahay fasax uu ku wargeli yey Wasaaradda. =Mahadsanidiin=
MINSTRY ADDRESS:VIA TANZAANIA 888 BULDING,MOGADISHU SOMALIA
Taliska ciidanka Boliiska iyo maamulka gobol ka Banaadir oo tababar u furay ciidanka ilaal ada deegaanka Xamar
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaa liyeed, Sarreeye Guuto, Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) iyo Gudd oomiye ku xigeenka Amniga iyo Siya asadda Gobolka Banaadir, Md., Maxamuud Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa Xar unta hoggaanka Gaadiidka Boliiska taba bar uga furay ku dhawaad 200 oo xubnood oo ah Cii danka nabad gelyada ka mid ah.
Ciidankan tababarka loo furay oo ah mid cus ub ayaa loo qaatay inay dhowaan ka mid noqda an Ciidanka Ilaalada Deega anka Xamar.
Inta uu tababarku soc do, Ciidanka Boliiska Soma aliyeed, ayaa gacanta ku ha yndoonaa tababarina doona Ciidanka cus ub, iyada oo la baridoono habka Sugida iyo Ilaalinta Deegaanka Xamar, Shuruucda iyo Qawaaniinta Ilaalinta Deegaanka Xamar
Xubno ka tirsan macawisley oo dad ka afduub tay Al-Shabaab Al-Shabaab iyo Macawisley
Qoysas loo malaynayo in ay ka tirsan yihiin ku wa Al-Shabaab ayey afduu bteen qaar ka mid ah dadka deegaanka ee Macawi sleyda loo yaqaan.
Talaabadan oo u eg mid Aa r goosi ah ayaan ka waraysan nay Cabdi taakow oo ka tirsan kooxda wax qafaal atay, wuxuuna sheegay in ay yihiin dadkani "qoy saska amiirada Al-shabaab”.
Waxa uu sheegayb in ay dadkan ka kala keene en meelo kala duwan sida Ceelba cad, Daaru-nic ma iyo Caddaan-lexeey.
Wuxuu ku sheegay sababta ay dadkan u afdu ubteen in ay ka dambeysay ka dib markii ay Al-shabaabku iyaga ka afduubt een dad tiradooda uu ku tilmaamay 36 qof,”dadkii deegaanka oo caruur iyo dumar ayey afduubteen.. Dad tiradoodu gaar eyso ilaa 36 ayey deegaanka ka afduubteen,” ay uu yiri Cabdi Taakow.
"Maadaama aysan wax xariir ah naga dhaxey nin, waxaan u samaynay xanuunka qoysaska la afduubanayo in ay dareem aan,” ayuu sii raac iyey. Wuxuuna shegay in dadka la ay Al shabaab afduubteen inay ka dambeeyeen "amiirada Al-Sha baab ee deegaanka”.
Dumarka iyo caruurta ay Macawisley qafaala tay ayey sheegeen in ay yihiin hooyooyin iyo ilma hoodii.
Ma jiraan warar madax banana oo BBC u xaqi ijin kara in ay Al-Shabaab dad ka afduubteen mac awisleyda markii hore, bal se warbaahinta maxal liga qaar ka mid ah ayaa sidaa sheegtay.
Xildhibaano taageersan Gudoomiye Jeyte oo gaaray Magaalada Beledweyne
Diyaaraddan oo ay la socdeen laba ka mid ah Xil dhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa Dorr aad ka degatay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee M/Beled weyne, ka dib markii Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday uu Axaddii icla amiyay inaanay diyaar aduhu iman karin deegaanada Gobolka Hiiraan.
Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale iyo Xildhibaan Maxamed Cabdu qaadir Maxamed ayaa waxaa Garoonka Ugaas Khaliif ku soo dhaw eeyay xubno uu ka mid yahay Gudoomiye Cali Jeyte Cism aan oo isagu ka biyo diiday xil ka qaa distii uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirsh abelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudla awe).
Xildhibaanadan oo laga soo doorto gob olkaasi ayaa qayb ka ah Xildhibaanada deegaanka ee ka horyimid xil ka qaadis taasi, oo ay ku sheegeen mid lagu curyami nayo hawlgalada gobolka laga ga sifeynayo maleeshiyada Al Shabaab.
Gudoomiye Jeyte oo ka hadlayay kulan soo dhaweyn ah oo Xildhibaanadaasi lo ogu samee yay Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beledweyne ay aa isagoo ka duulaya, sida ay dadka gobolkaasi ula safan yihiin sheeg ay in dadku ay u baahan yi hiin hoggaamin.
"Mushtamaca hoggaamin ayuu u baa han ya hay, waxaad aragteen dareenka dadka, waadna daawateen meel kastoo uu joogo deegaanka dad kan ka soo jeedaan, min tuulo, gobol iyo maga alo.” Ayuu yiri Gudoomiyuhu.
Gudoomiyaha ayaa Xildhibaanadaasi u gu baaqay inay hoggaamiyaan dareenka dadweyna ha, salkana ay meel u dhigaan.
"Waxaan idinka codsanaynaa dareen kaas ina ad hoggaamisaan, salkana meel u dhigtaan, had dii Alle idmo.” Ayuu yiri Gudo omiye Jeyte.
Jeyte ayaa yiri "Dadkan waa lagu xisa abta maa, marka siyaasadda laga hadlayo, laakiin aya gu ma xisaabtamaan, Dorraad waxay u taagan yihiin inay xisaabtamaan.”
Jeyte ayaa xil ka qaadistiisii ka dib she egay in hadda ka dib aanay reer Hiiraan qayb ka ahayn Dowlad Goboleedka Hir shabelle, isla-markaana ay dhisan doonaan maamul iyaga u gaar ah.
Dadka reer Hiiraan ayaa muddo dheer ka cab anayay in sad-bursi lagu sameeyay, marka aad eegto in dadka wax kala dhaxe eyaan ee ku dha qan Gobolka Shabellaha Dhexe ay isku qaateen Madaxweynihii &xaruntii maamulka oo Jowhar ah.
Jeyte ayaa Axaddii sheegay in dadka reer Hiiraan aan hadda ka dib lagu khasbi doonin in ay ka sii mid ahaadaan Hir shabelle.
Cidamadii ku dagaalamayay magaalada Garowe oo lakala qaaday
Waxaa Dorraad oo arbaco ah lagu g uulaystay in lakala qaado ciidamadii ku dagaalamayay magaalada Garowe, si loo fuliyo awaami irtii kasoo baxday isimada gobolka Nugaal.
Tallaabadan ayaa dhalisay in xaaladda Magaa lada Garowe ay Dorraad degen tahay, kaddib dag aal Habeen hore mar kale dib uga qarxay Gar owe, kaasoo socday illaa waaberigii Dorraad.
Lama oga khasaarihii ka dhashay dagaalka Ga rowe, inkastoo isbitaalada la geeyay dhaawacyo.
Waxaa dib u bilowday isku socodka dadka iyo gaadiidka, inkastoo weli ay xiran yihiin goobaha ganacsiga, iyadoo laga cabsi qabo in mar kale dagaal dhexmaro dhinacyada dirirsan.
Dagaalkii Dorraad ka dhacay Garowe ayaa wax aa ku dhintay ku dhawaad 30 ruux. Waana dag aalkii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca Gar owe, tan iyo dhismihii Puntland kaddib.
Isimada gobolka Nugaal iyo senatorada aqalka sare ayaa wada dadaalo la doonayo in lagu dhex dhexaadiyo madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka, si heshiis looga gaaro khilaaafka.
Xubi ka socda Garsoorka Soomaaliya oo Aqoon-kororsi loogu soo xiray Beijing
Waxaa si habsami leh magaalada Beijing ee Da lka Shiinaha ugu soo idlaaday aqoon-isweydaarsi loo qabtay mas’uuliyiin ka socda Garsoorka Soo maaliya, iyadoo munaasabadda xiritaanka lagu qabtay xarunta Maxkamadda sare ee Dalkaas.
Aqoon-isweydaarsigan ayaa ujeedkiisu wuxuu ahaa kobcinta garaadka, iskaa shiga iyo sare u qaadista xiriir ka dhanka Garso orka ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shii naha, waxaanna isugu yimid khubaro dhan ka sharciga oo ka kala socda labada Dal ka.
Munaasabadda oo ay ka soo qeyb gale en mar ti sharaf iyo wakiilo ka kala socday Shiinaha iyo Soomaaliya ayaa waxaa khudbado ka jeediyay mas’uuliyiin oo ay ka mid yihiin Mudane Liu Guix iang oo ah xubin joogta ah oo ka tirsan guddiga cadaa ladda iyo Garsoorka ee Maxkamadda Sare ee Shiinaha iyo Danjire Cawaale Cali Kul lane, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, wuxuuna Danji ruhu u mahadceliyay 19- xubno ee ka soc day garsoorka Soomaaliya ee ka qeyb gal ay aqoon kororsigan.
Wuxuu Danjiruhu qiray inay ka go’an ta hay ko baca xirfadda iyo sida ay ugu heelan yihiin horu marinta sharciga dalka. Wuxuna sheegay in uu ku kalsoon yahay aqoonta iyo xirfadda lagu bartay in ta uu socday siminaarka ay wax weyn ka tari do onto xoojinta garsoorka iyo cadaaladda Dalka.
Sidoo kale, Safiirka JFS ee Dalka Shiin aha ay aa iftiimiyay sida wanaagsan ee ay u wada shaqe eyaan Soomaaliya iyo Shii naha,isagoo uga mahad celiyay Mudane Liu Guixiang oo Shahaa dooyin guddoons iiyay guddoonsiiyay ka qaybgala yaasha aqoon-isweydaarsiga.
Ugu dambeyn, aqoon kororsigan loo qabtay mas’uuliyiinta Garsoorka Soomaa liya ayaa ahaa madal muhiim ah oo la isku dhaafsado aragti iyo wadashaqeyn dhex marta Soomaaliya iyo Shii naha. Iyadoo loo abuurayo fursado xirfadlayaasha sharciga ah si ay u wadaagaan hab-dhaqanka iyo khibradaha ugu wanaagsan, waxayna mad ashan dhabaha u xaaray nidaam garsoor oo xoog bad an, caddaalad ah, oo hufan oo labada waddan ah.
Howlgalka ATMIS oo billaabay dhimista Ciidamadooda
Howlgalka kumeelgaarka ah ee Midow ga Afr ika ee Soomaaliya ayaa billaabey dhimista Ciidam ada, iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Amm aanka ee Qara mada Midoobay (UNSCR) ee tirsi giisu yah ay 2628 (22) iyo 2670 (22), kaas oo far aya howlgalka ATMIS in ay saarto 2000 oo askari dhammaadka Juun 2023.
Howlgalka ATMIS oo taageero ka he laya Xaf iiska Qaramada Midoobay ee taag eerada Sooma aliya (UNSOS) ayaa ku wareej iyey Ciidanka Xoog ga Dalka Soom aaliyeed (XDS) xaruntii ugu horr eysay ee saldhigga Ciidanka Xaaji Cali ee dowlad Gobol eedka Hirshabeelle.
Taliyaha Ciidamada Burundi ee howlgal ka ATMIS Gaashaanle dhexe, Richard Bimenyimana ayaa si rasmi ah xaruntan ugu wareejiyay taliyaha ciidanka XDS ee aaggaas, Gashaanle Bashiir Abuukar Ax med, waxaana munaasabadan ka qeyb galay saraakiil sar sare oo ka kala socday ATMIS iyo CXDS, taas oo uu gudoomin ayay tali yaha ciidamada ATMIS ee dhanka Qorsheynta Gash.dhexe. Collins Musau.
"Sannado badan, waxaan si dhow ula shaqe ynay CXDS, wadashaqeyntaasna wa xay si weyn uga qeyb qaadatay horumar inta xasilloonida iyo amniga deegaankan, xil wareejinta Dorraad wa xay qayb ka tahay wareejinta mas’uuliyadda amni ga dalka,” ayuu yiri Gash.dhexe. Musau.
Taliyaha CXDS ee aaga Xaaji Cali, Gash. Bashiir, ayaa uga mahadceliyey AT MIS wareejin ta xaruntan, wuxuuna sidoo kale xusay in xil wareejinta ay ka dambeys ay xiriir wada shaqeyn oo dhex maray ATMIS iyo CXDS.
"Waxaan had iyo jeer xiriir wanaagsan la laha yn howlgalka ATMIS inta ay halkan ka shaqeyn ayeen, haddana xilka ku wareej inayaan sidii loo igmaday, waan ku farax sanahay inaan la ware egno mas’uuliyadda amniga,” ayuu yiri Gashaanle Bashiir.
Taliyaha Ciidamada Burundi ee howlgal ka ATMIS Gaashaanle dhexe, Richard Bim enyima na ayaa xasuusiyay dhammaan dhi nacyada in xil-wareejintu ay tahay fulinta waajibaadka howl galka ATMIS.
"Waa tallaabo muhiim ah oo uu Dorraad horey uqaaday howlgalka ATMIS, ka dib booqashadii hore ee ay qiimeynta ku same eyeen saldhiggan hoggaanka Sare ee ATMIS, SNA iyo UNSOS,” ayuu yiri Gash. dhexe. Bimenyimana.
Hay’ada Qaramada Midoobey ee UN SOS ayaa taageero farsamo iyo qalab si isay howlgal ka ATMIS, waxayna CXD ku wareejiyeen ceel riig ah, qalabka lagu daw eeyo biyaha iyo kaydinta, Janareetaro, Sol arro, qalabka qaybinta koronta da, talaaj ado iyo qaboojiyayaal.
Saldhiga Xaaji Cali oo 70 km waqooyi-bari ka xiga Magalada Muqdisho ayaa ka mid ah 7 sal dhig oo howlagalka ATMIS ku wareejinayo CXDS dhamaadka bisha June 2023, Bishii Janaayo ee sanadkan ATMIS ayaa saldhigga Maslax ee dule edka Muqd isho ku wareejisay DFS.
Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo billaabanaya bisha September ee sanadkan
Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaar aha XFS ayaa shaacisay waqtiga ay furma yaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Ban aadir.
Kulan ay dhawaan isugu yimaadeen Magaa la da Muqdisho dhammaan Gudoo miyayaasha Xir iirada Kubada cagta dalka ,Wasiirka wasa aradda dhalinyarada iyo ciy aaraha XFS iyo Wasi irada wasaaraddaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Maa mul gobol eedyada ayaa lagu go’aamiyay taar iikhda uu bilaaban doono Tartanka Ciyaaraha ku bada cagta Maamul goboleedyada iyo Gob olka Banaadir kaasoo lagu beegay Maalin Jimco ah Tariikhdu tahay 08-09-2023.
inta laga gaarayo waqtigaas waxaa la faray Ciyaartooyda iyo Maamullada ka qa yb geli doona tartankaas in ay sii diyaar ga roobaan.
Ciidanka DANAB iyo kuwa Jubbaland oo howlgal wadajir ah fuliyay
Ciidamada gaar ah ee Kumaandooska ee Xoog ga Dalka Soomaaliyeed ee Danab iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubb aland ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyey deegaanada u dhaxeeya Janaay Cabdalle iyo Degamada Afmadow, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno katir san Ururka Al-Shabaab
Ciidamada ayaa howlgalk ooda sigaar ah uga fuliyay de gaannada kala ah Harbo ole, Miido, iyo Biibi, waxaaana dag aal koob an oo halkaasi ka dhacay ay saraakiisha Ciidamadu sheegeen in khas aaro xoogan ku gaarsiiyeen Al-Shabaab.
Saraakiil katirsan Ciidamada Daraawii shta Jubb aland ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa xaqiijinta Amniga iyo isku furista deegaanada gobol ka Jubada Hoose gaar ahaan Janaay Cabdalle iyo Afmadow, halkaas oo mararka qaar ay weeraro ka fuliyaan Al-Shabaab.
Sidoo kale Saraakiisha waxaa ay shee geen in Ci idamada inta ay howlgalka ku jir een ay burburiyeen Saldhigyo ay ku dhiba ataynayeen dadka shacabka Al-Shabaab, isla markaana howlgallada ay sii wadi doo naan.
Howlgalkan ay Ciidamada Kumaandoos ka DAN AB iyo kuwa Jubbaland ka sameye en degaano u dhaxeeya Cabdalle iyo Afma dow ayaa kusoo aad aya xilli Dorraad Gelinkii hore ay duleedka Kismaayo ku dagaalame en Ciidamada DANAB iyo kuwo kat irsan Al-Shabaab.
Dhacdo argagax badan oo Dorraad ka dhacday deegaanka Daarusalaam
Nafiso Iidle Yuusuf Sheekh Axmed oo aheyd gab ar lix sano jir ayaa Dorraad galinkii hore waxaa lagu gowracay gurig ooda oo ku yaala waaxda Tawakal ee dee gaanka Daarusalaam ee magaalada Muq disho. Gabadha yar ayaa la tilmaamay inuu gowracay wiil uu adeerkeed dhalay oo ku noola gurigooda, kaa soo la sheegay inuu ahaa qof maskax ahaan xanu unsan.
Aabaha dhalay gabadha la gowracay Iidle Yuusuf Sheekh Axmed oo warbaahin ta la hadlay ayaa shee gay in gabadhiisa ay sababsatay gacanta wiil uu ade er u ahaa oo uu xusay inuu ahaa qof xanuunsan mas kax ahaan.
"Qadar Alle ayaa Dorraad ka dhacay gur igeyga ee mahan wax macno kale leh gab adha dhimatay aniga ayaa dhalay, wiilka wax gowracayna aniga wal alkey ayaa dhal ay oo adeerkiis ayaan ahay gur igeyga ayu una kusoo koray, wuu xananunsana lakin xanuun heerkan gaarsiisan malaheyn" ay uu yiri Iidle Yuusuf Sheekh Axmed oo ah aabaha dhalay gab adha la gowracay.
Si kastaba ha ahaatee meelo ka mid ah gudaha dalka waxaa mudooyinkii dambe ku soo badanaayay dhacdooyinka naxdinta leh oo aan horay loogu arki jirin guud ah aan dalka Soomaalya.
Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Dorraad lagu qaaday Degmada Baardheere
Faah faahino ayaa laga helayaa qaraxyo Is-miida amin ah oo Dorraad Al-Shabaab ay ku qaaday degm ada Baar dheere gaar ahaan xero ciidan oo ku taalla degmadaas oo lagu tababaro dhallinyaro loo diyaar inayay xoreynta deegaanada Ma amulka Jubbaland.
Qaraxyada oo laba ahaa ayaa lagu wee raray xerada lagu magacaabo ADC oo xil ligaas ka socday tababar la siinayay dhal linyaro farabadan, waxaana qaraxyada loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxi yay waxyaabaha qarxa oo lagu dhuftay halka laga galo xerada.
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dha awac ah ay aa ka dhashay weerarka, Laam aha ammaanka deg mada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa laga soo xigtay in 7 ruux ay ku dhinteen qaraxyada, halka ku dhowaad 15 qof kalena ay ku dhaawacm een.
Gurmad xoog leh oo loo sameeynayo dadkii wax yeelada soo gaartay ayaa ka socda gudaha xerada iyo banaankeeda, waxaana dhaawacyada lagu soo qaadayaa Gaari-gacano iyo baabuur, si loo gaarsiiyo xarumaha caafimaadka.
Xaaladda degmada Baardheere ayaa haatan ah mid aad u cakiran. Al-Shabaab ayaa durbadii shee gatay mas’uuliyada we erarka lagu qaaday xerada lagu tababaro ciidanka dowladda Federaalka ee ku taalla degmadaas.
Wiilka madaxweyne Biden oo qirtay 3 dambi oo lagusoo oogay
Hunter Biden, oo ah wiil uu dhalay mad axweyna ha Mareykanka, ayaa ogolaaday heshiis dhigaya in uu qirto saddex dambi oo lagu soo oogay.
Mid waxay la xiriirtaa haysashada qor iga, iyo labo ku guuldareysiga bixinta can shuurta.
Waxaa la filayaa inuu ka badbaado xabsiga.
Wiilka Biden oo taariikh ku leh isticmaalka maandooriyaha ayaa sheegay inay muhiim tahay inuu qaato mas’uuliyadda khaladaad kiisa.
Madaxweyne Biden ayaa ballan qaaday inuu taageeri doono wiilkiisa, balse Donald Trump ayaa eedeymahan ku tilmaamay dharbaaxo.
Kenya oo sheegtay inay soo afjareyso weerarada Al-Shabaab
Dowladda Kenya, ayaa sheegtay in ay dooneyso in ay soo afjarto weerarrada Al-shabaab ka gaystaan gudaha Kenya, isla markaana ay sidoo kale kula dagaallamaya an gudaha Soomaaliya.
Wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlayay bulshada ku dhaqan deegaanka Masalani oo ka tirsan ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-Bari kenya ayaa sheegay in dowladdiisu aaney aqbali doonin in ururka Shabaab uu weerarro ka gaysto gudaha kenya.
Wuxuu sheegay wasiir Ducaale in dowl addiisu aaney sidoo kale u dul qaadan doo nin in Shabaab gudaha dalkiisa ay ku faafi yaan fikradaha xag-jirnimada ah, ayna weeraraan fariisamaha ciidamada Kenya.
Kenya ayaa qayb ka ah howlgalka Mid owga Africa ee ATMIS ee Soomaaliya, wax aana u jeedku yahay in ay la dagaallama an Al-shabaab, gacanna ka siiyaan dowla dda federaalka xasilloonida dalka.
Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka Ga ashaandhigga Kenya Aadan Barre Duca ale oo Soomaali ah ayaa kusoo aadaya xilli Maalmihii la soo dhaafay ay Al-Shabaab kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan Gudaha meelo kamid ah Gobolka Waqooyi Bari, isla markaana todobaadkii la soo dha afay Askar Kenyan ah lagu dilay weerar ay geysteen Al-Shabaab.
DALALKA AY SAARAN TAHAY XAYIRAAD LA MID AH TAN HUBKA EE SOOMAALIYA XAYIRAADDA HUBKA
Dalka Maraykanka waxaa ku sugan madax weynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo doo naya in golaha amaanka ee Qaramada Mid oobay uu da lka ka qaado xayiradda hub ka ee saa ran si ay xukuum adiisa ugu guulaysato daga alka ay kula jirto Al Sha baab.
Tan iyo 1992 ayey cuna qabataynta hubka saar nayd Soomaaliya waxaana keenay bacdamaa xill igaas aysan jirin dawlad hubka xa ka aysa, dagaallo sokeeyena ay socdeen. Waxaa ka le oo xilligaas jiray xaalad bani’aadminimo oo aad u ba’an.
Tan iyo wakhtigaas sannad kasta mar ayuu gol uhu dib u eegis ku samaynayey, dibna u cusboon aysiinayey.
Markii ugu dambeysay ee cunaqaba taynta la cusboonaysiiyey waxay ahayd bishii November ee sannadkii hore, mar kaas oo xubnaha golaha amaanka ay u codeeyeen in sannad kale la sii kordhiyo cunaqabataynta hubka ee saar an Sooma aliya, ayadoo 11 xub nood ay u codeeyeen cunaqab ataynta, halka 4na ay ka aamu seen.
Soomaaliya kaliya ma aha dalalka ay cunaqabata ynta hubka ee muddada dheer saaran tahay. Qorm adan waxaan ku eeeg eynaa dalalka ay cunaqa bataynta hubka saaran tahay, cidda saartay iyo xill igii cuna qabataynta lagu soo rogay.
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Dalka Ciraaq waxaa cunaqabataynta hubka lagu soo rogay 1990kii.
Waxaa isku mar cunaqabataynta saaray Qaram ada Midoobay iyo Midowga Yurub, ka dib markii u da lkaas ku duulay dalka Kuw ait. 2003 ayaa Midowga Yurub wuxuu yara khafii fiyey xayiraadaas si xuk uumadda Ciraaq ay u he sho qalabka milateri ee ay u baahan tahay.
Laakinse xayiraadda Qaramada Mido obay ayaa weli saaran, waana dalka laba ad ee muddada ugu dheer ay saaran tahay cunaqabataynta hubka.
Myanmar
Myanmar (oo la oran jiray Burma) waxay xayiraadda hubka ee Midowga Yurub saaran tahay tan iyo 1990. Xayiraadaha saaran waxay isugu jiraan hubka, ras aasta, qalabka iyo gaadiidka ciidanka, iyo dayactirka iyo tiknoloojiyada milateriga.
Xayiraadaha ayaa markii dambe 2013 la qaaday marka laga reebo tan hubka, waxayna arrintaas jawaab u ahayd horu marka siyaasadeed ee ka hana qaaday Burma.
Cunaqabataynta hubka ee hadda saaran waxba lagama beddelin tan iy 2015.
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Nagorno-Karabakh
Ururka amniga iyo iska ashiga Yurub (OSCE) ay aa cunaqabatayn xagga hubka hubka ku soo ro gay, gobolkaas oo ay ku dagaallameen Armenia iyo Azerbaijan, taasoo saarnayd tan iyo 1992.
Cunaqabatayntaas weli way jiurtaa wax ayna khusaysaa hubka iyo rasaasta.
Midowga Yurub iyo Qaramada Mido obay midkoo dna labadaas dal ee dagal lamay xayiraad ma saarin. Liberia Dalka Liberia waxaa laga soo bilaabo 1992 ilaa Dorraad saaran cunaqabatayn ay ku soo rogeen Qaramada midoobay iyo Mid owga Yurub.
Cunaqabataynta ay Qara mada midoob ay ku soo rogtay waxay jawaab u ahayd dagaal kii sokeeye ee dalkaas ka dhacay 1992kii.
Laakinse xayiraadda hubka waxaa la joojiyey 2001, waxaana beddeshay xayir aad kale oo marba qaraar cusub lagu cusboonaysiinayey.
Inkastoo nidaamka xayiraadda dhowr goor wax la ga beddelay misna weli way jirt aa oo dalkaas way saaran tahay. XIGASHO:-BBC
"MEYDADKA DAD AYAA SHABAAGTA IISOO GALA ANOO KALLUUN SUGAYA"
Oussama Dabbebi, kalluumeystaha shabaqiisa kalluunka meydadka u soo galeen Iyadoo tirada muhaajiriinta isku dayaya inay gaaraan Yurub ay sii kordheyso ayaa waxaa sii badana tirada dadka ku dhintay badda Mediterranean-ka.
Mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa la halgamaya sidii ay u xakameyn lahaayeen cadaadiska ay xeebaha dalka Tunisia ku hayaan muhaajiriinta ka soo cararaya faqriga iyo dagaallada dalalkooda.
Nin kalluumaysata ah oo la yirahdo Oussama Dabbebi ayaa ka sheekeynaya qisada ka qabsata badda marka uu kalluumeysiga aado.
Waxa uu sheegay in mararka qaar shabaqa uu u isticmaali karo jaallabashada kalluunka uusan u soo gelin kalluun, baddalkii taasna waxaa u soo galo meydadka muhaajiriinta ku qarqamay badda Mediterranean-ka.
"Halkii aan kalluun ka heli lahaa, mararka qaarkood waxaa shabaqa ii soo gala meydad, markii ugu horreysay ee aan la kulmay dhacdadaan waxaan dareemay cabsi iyo argagax xooggan, balse markii dambe waan iskala qabsaday. Muddo ka dib in mayd shabaggayga laga soo saaro waxay ila mid noqotay sida kalluun aan isoo galay.
Kalluumaystahan oo 30 jir ah, oo xiran koofiyad madaw iyo surwaal gaaban, ayaa sheegay inuu dhawaan ka helay shabaggiisa maydadka 15 tahrii ayaal ah muddo saddex maalmood gudohood ah.
"Mar aan helay meydka cunug yar.Waan ooyay oo waan adkeysan waayay sababtoo wuu iga duwan yahay kan dadka waaweyn oo iyaga adduun ayay soo arkeen oo dunida uma cusba.”
Dabbebi ayaa ka kalluumaysanayay biyaha meel u dhow magaalada labaad ee Tunisia ee Sfax tan iyo markii uu jiray 10 sano.
Waagaas waxa uu ka mid ahaa dad badan oo kalluumeysato ah, balse hadda waxa uu sheegay in kalluumaysatada badankoodu ay doomahoodii ka iibiyeen dadka wax tahriibiya.
"Marar badan ayay mukhalasiin ii soo bandhigeen lacag aan badan oo aan la aamini karin si aan uga iibiyo doonteyda, mar walba waan diidi jiray, sababtoo ah haddii ay adeegsadaan doontayda oo ay dad ku qarqmaan, weligey ma cafiyeen nafteyda."
Sida laga soo xigtay Ilaalada xeebaha ee Qaranka Tuniisiya ilaa 13,000 oo muhaajiriin ah ayaa lagu qasbay in ay ka degaan doomo badan oo buux dhaafay
Meel wax yar u jirta dekedda ayaa si waxaa si tartiib tartiib ah u socda koox muhaajiriin ah oo ka timid Koonfurta Suudaan - oo ay ku dhufteen colaado, jahawareerka cimilada iyo cunto yari tan iyo markii ay xornimada qaateen 2011.
Dhammaan waxay rajeynayaan inay gaaraan UK. Mid ka mid ah ayaa sharaxaya in ay si dirqi ah uga tanaasuleen isku daygii labaad ee ay ku doonayeen inay ugu talaabayaan Talyaaniga sababo la xiriira doonta oo buux dhaaftay iyo cimilada oo sii xumaanaysa awgeed.
"Dadka ayaa aad u tira badanaa doontuna waxay ahayd mid aad u yar, sidaas oo ay tahayna waxaan isku daynay inaan dhaqaano balse cilimida oo aad u xumeyd iyo dabeyl xowli ah awgeed ayaa sababtay inay adkaato inaanu sii socono.”
Sida laga soo xigtay Ilaalada xeebaha ee Qaranka Tuniisiya ilaa 13,000 oo muhaajiriin ah ayaa lagu qasbay in ay ka degaan doomo badan oo buux dhaafay waxayna ku soo laabteen xeebaha saddexdii bilood ee ugu horreysay sanadkan.
Horraantii sanadkan in ka badan 200 oo meyd ah oo muhaajiriin ah ayaa laga soo saaray biyahay magaalo xeebeedkan.
Intii u dhaxaysay bilihii Jannaayo iyo April ee sanadkan ilaa 24,000 oo qof ayaa ka baxay xeebaha Tunisia iyagoo wata doomo macmal ah, waxayna tageen Talyaaniga, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga.
Dalkan ayaa hadda noqday meesha ugu weyn ee ay ka dhoofaan muhaajiriinta isku dayaya in ay gaaraan Yurub. Liibiya ayaa markii hore hoggaaminaysay, balse rabshadaha ka dhanka ah muhaajiriinta iyo afduubka kooxaha dambiilayaasha ah ayaa horseeday in dad badan ay u safraan Tunisia.
In kasta oo doontii toddobaadkii hore ku qarqantay xeebaha Giriiga, oo ay ku dhinteen oo ugu yaraan 78 qof, sidoo kalana dad lagu qiyaasay 500 oo qof la la’yahay, ay ka soo shiraacday Liibiya.
Horraantii sanadkan in ka badan 200 oo meyd ah oo muhaajiriin ah ayaa laga soo saaray biyahay magaalo xeebeedkan.
In ka badan 27,000 ayaa ku dhintay iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan badda Mediterranean-ka tan iyo 2014-kii.
Ilaa iyo hadda sanadkan in ka badan 47,000 oo muhaajiriin ah ayaa gaaray dalka Talyaaniga, waana koror saddex laab ah isla muddadaas sannadkii hore, waxaana kordhay dalabaadka ah in wax loo qabto.XIGASHO:-BBC
OGAYSIIS DIGNIIN AH
SAMEYNTA GANACSIGA-SOOMAALIYA______________________
ABSOLUT
OGEYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadda ganacsiga ee sare ay tahay
astaanta ganacsiga:
The Absolut Company Aktiebolag, a private limited liability company organized and existing under
the laws of Sweden of 117 97 Stockholm, Sweden
waxaana loo adeegsaday:
Cabitaanada nooc walba leh.
OGAYSIIS SIDOO KALE WAXAA LA SIIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono
qof kasta ama shirkad kasta oo adeegsata calaamadda ganacsiga ama wax kasta oo
ku dayasho ah ama haddii kale ku xad gudubta xuquuqda shirkadda la sheegay.


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 22-KA JUUN 2023-KA
...