Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo billaabanaya bisha September ee sanadkan

0
Wednesday June 21, 2023 - 13:53:05 in Wararka by
  • Visits: 1741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo billaabanaya bisha September ee sanadkan

    Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS ayaa shaacisay waqtiga ay furmayaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Kulan ay dhawaan isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho dhammaan Gudoomiyayaasha Xiriirada Kubada cagta dalka ,Wasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS ayaa shaacisay waqtiga ay furmayaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Kulan ay dhawaan isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho dhammaan Gudoomiyayaasha Xiriirada Kubada cagta dalka ,Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS iyo Wasiirada wasaaraddaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Maamul goboleedyada ayaa lagu go'aamiyay taariikhda uu bilaaban doono Tartanka Ciyaaraha kubada cagta Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir kaasoo lagu beegay Maalin Jimco ah Tariikhdu tahay 08-09-2023. inta laga gaarayo waqtigaas waxaa la faray Ciyaartooyda iyo Maamullada ka qayb geli doona tartankaas in ay sii diyaar garoobaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip