HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 21-KA JUUN 2023-KA

0
Wednesday June 21, 2023 - 08:43:34 in Wararka by
  • Visits: 562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 21-KA JUUN 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xasan Sheekh oo ka degay Washington iyo Xamse oo ka dhoofay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya fadhiga Golaha Ammaanka ee Qa ramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Wa shington ee dalka Maray kanka.

Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin do ona Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey, isagoo la wadaagaya dal alka xubnaha ka ah Golaha xaaladda amniga Soomaaliya iyo dag aalka ka dhanka arga gixisada Alshabaab.

Madaxweynuhu wuxuu xooga saari doonaa sidii Soomaaliya looga qaadi ahaa cunaqab at eynta hubka, isla markaana taageero ballaa ran oo caalami ah loogu heli lahaa wajigaa 2-aad ee dagaalka dalka lagaga sifeynayo argagi xi sada Alshabaab.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Ma xamuud iyo wafdigiisa ayaa kulammo la qaada doona masuuliyiinta dalka Maraykanka iyo ma daxda hey’adaha caalamiga ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh inta uu joogo Mareykanka wuxuu xoogga saari doonaa sidii loogu heli lahaa taageero caalami ah dagaalka dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed argagixis ada, xasilinta deegaanada laga xoreeyay iyo ga arsiinta adeegyo bulsho oo dhameystiran.

Dhinaca kale, Wafdi uu hoggaaminayo Ra’ iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo madaxweynaha Galmudug Axmed Ca bdi Kaariye ayaa Xalay u ambabaxay wadan ka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa umadda Soomaal iyeed Ilaahay uga baryay in dhibaatooyinka rag aadiyey dowladnimad ooda uu ka dulqaado, isa goo ugu baaqay shacabka Soaaliyed in la is caf iyo oo laga wada shaqeeyo horumarka dalka

RW Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Boqortooyada Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuu riyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi

Barre, ayaa Dorraad u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu ku soo gudan doono waajibaadka Xajka. Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliya gudash ada Xajka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Mudanayaal ka tirsan Goleyaasha Dowladda. Ra’iisul Wasaara ha ay aa Ummadda Soomaaliyeed Ilaahay uga baryay in dhibaatooyinka ragaadiyey dowladni ma dooda uu ka dulqaado, isagoo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la is cafiyo oo laga wada shaqeeyo horumarka dalka.

Madaxda Dalka oo ku baaqayeen in la jooji yo dagaalka ka socoanay M/Garoo we Miis ka wada hadalkana lagu dhameeyo khilaaf aadka jira.

Madaxweyne JFS Md.Xasan sheekh Max am uud .Gud. Baarlamaanka Soomaali ya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoo be R/ wasaaraha Soomaaliya Md.Xamze Cabdi Bare ayaa siy aabo kala go oni gooni ah baaqyo la xiriira joojinta dagaalka ka qarxay magaalada Garoowe . waxayna ay u gu ku baaqeen in si aan sharuud laheyn loo joo jiyo dagaalka wixii khilaaf ah ee jiran laga wada hadlo maadaam dagaal uusan xal aheyn Mad axweynaha JFS oo ka ugu baaqay 2da dhinac ee ku dagaamaya M/Garoowe

Madaxweynaha JFS, Md.Xasan Sh. Maxa muud. ayaa ka ugu horeyn u Tacsiyeeyey Muw aadiniinta Birmo-geydada ah ee ku Nafwaayey Dagaalka Dorraad ka dhacay M/Garoowe ee caasimadda dowlad-Goboleedka PUNTLAND.

Madaxweynaha ayaa ku celiyey baaqiisa ku aaddanaa in la tixgeliyo rabitaanka dadwenaha, lagana fogaado in xalka lagu raadiyo qori iyo rasaas.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan xamili karin colaad cusub oo laga hur iyo deegaannadii ku tilmaamnaa na badda iyo xasilloonida, xilli dowladdu ay la Tac aaleyso dagaalka ka dhanka ah Argagixisada iyo nabadeynta deegaannada ay horey u saam eeyeen dagaallada sokeeye.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay odeyaa sha dhaqanka Puntland inay u istaagaan xallin ta dhibaatada taagan, maadaama ay aas-aas u yihiin dowladnimada iyo xasilloonida

Puntland, Waxa uuna sheegay in DFS ay diya ar la tahay waxii looga baahdo ee fududeynaya nabadenyta iyo xallinta khilaafka ka taagan Puntland.

Dhinaca kaleR/a’iisul wasaaraha XFS Xa mse Cabdi Barre ayaa ka hadlay xiisadda ka taa gan M/Garowe oo Dorraad uu ka dhacay da gaal culus oo salka ku haya muranka doora shada

dastuuriga ah ee maamulkaasI.

R/Wasaaraha ayaa ugu horeyn Tacsi u di ray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday iskudhacyadii Dorraad ka dhacay M/Garoowe ee caasimadda D/GP/untiland.

Sidoo kalena ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka, isaga oo sheegay in loo baa han yahay wax kasta oo la isku hayo lagu xa lliyo jidka wadahadalka iyo is fahamka.

"Waxaan ku baaqayaa in wax kasta laga wa dahadlo, waxaan hubaa in jidkaas uu ka natiijo fiican yahay gacan ka hadalka, Soomaali xiiso uma qabto xabad la isku rido,” ayuu yiri R/was aaraha XFS.

Wuxuu carrabka ku sii adkeeyey in Puntland ay ku asteysan tahay nabadda Soomaaliya, bal se dagaalka Dorraad uu bixinayo macne aan qurxooneyn. idoo kale Kusimaha Madaxweyna ha Somal iya ahna Gud/GShBFS, M.Aadan Maxamed Nu ur (Aadan Madoobe) ayaa ku baa qay in si shur uud la’aan ah loo joojiyo sida uu yiri rabsha daha& qalalaasaha ka socda M/ Garoowe. Gud oomiyaha ayaa qoraal ku sheeg ay in dagaalku aanu xal u ahayn khilaafka siya asadeed ee jira, isagoona Odayaasha Dhaqan ka, siyaasiyiinta, ganacsatada iyo qaybaha kale ee bulshada ugu baaqay in ay qaataan doorko oda kaga aad dan dam inta buu yiri colaadda, lagana shaqe eyo xasilloonida deegaanka.

Gudoomiyaha ayaa ku taliyay in wax kastoo lagu kala aragti duwan yahay lagu xaliyo miiska wada hadalka, iyadoo la dhowrayo sida uu yiri nabadda, isla-mark aana aan la barakicin shac abka. Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa inta dagaalka ku dhimatay Alle uga baryay inuu naxarii stiisii janno siiyo, inta ku dhaawa cantay uu caafimaadka degdeg ahi siiyo

Maxay kawada hadleen Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Guddo omiye Aadan Madoobe?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoo be) ayaa kulan gaar ah la qaatay madfax weynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Kulanka laabda Masuul ayaa ahaa midis xog-wareeysi ah, waxaana maal mihii la soo dhaafay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xil dhibaan ka tirsan Golaha Shacab ka BJFS Md.Shariif Sh.Axmed uu waday kulamo gaar ga ar ah.

Kulankan ayaa lagu lafaguray xaalada guud ee dalka iyo dardargelinta dagaalka lagula jiro dagaalamaaayasha Al-Shabaab iyo arrimo kale oo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Dastuurka iyo shuruucda hor tebinta leh ee hor yaalla Golaha Shacabka BFS.

Sheekh Shariif ayaa Dorraad la kulmay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxa mud, waxaana ay ka wada hadleen arrimo ay qayb ka ahaayeen: dastuurka, hannaan ka doorasho oyinka, muddo kororsiga, xiriir ka dowladda dhe xe iyo dowlad goboleedya da, arrimaha la dag aallanka Alshabaab, arr inta Gedo, colaadda La ascaanood iyo col aadaha kasoo cusboona aday qaybo ka mida gobollada dalka.

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo dha gax dhigay xarunta Wasaaradda arrima ha gudaha ee Jubbaland

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Madaxway ne Ku Xigeenka Dowladd Goboleedka Jub baland Mudane, Maxamuud Sayid Aadan ayaa dhagax Dhigay Dhismaha Wasaaradda Arr imaha Gudaha ee Jubbaland.

Wasiir Fiqi oo ka hadlay Munaasabadda dha gax dhi gga ayaa sheegay in dhis maha Wasaaradda Arrima ha Gudaha ay muhi im u ta hay Dowladnimada, gaar ahaan Dowlad Gobo leedka Jubbaland.Wasiir Fiqi wuxuu sheegay in Dhis maha Wasaarad da Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleeda Jubbaland uu qayb ka yahay Mashruuca cus ub ee PROSPERIS.


100laal xujey Somali ah oo ay kujiraan Mas ’uuliyiin DFS ka tirsan oo Dorraad gut ay siyaarada Rowdada ee Masjidu Nabawi SCW

Madinah al-Munawarah-

Boqolaal xujey Soomaali ah oo ay kujir aan mas’uuliyiin Dowladda Federaalka ka tirsan ay aa Dorraad gutay siyaarada Rowda da ee Mas jidu Nabawi oo ku yaalla maga alada barak aysan ee Madinah al-Muna warah.

Dr, Maxamed Sheekh Cabdi oo ka mid ah culimada Xafiiska arrimaha Xujeyda oo war baahinta Qaranka kula hadlay agaga arka Rowd ada ee Masjidu Nabawi CSW ay aa sheegay in wixii ka horreeyay cudurka Karoonaha ay xuj eydu u wada furnayd balse wixii ka dambeeyay xayiraaddii cud urka la sameeyay nidaam cusub oo lagu diiwaan gelinayo Xaajiga iyadoo la oggol yahay in ay galaan tiro cayiman.

Xildhibaan, Cabdillaahi Aadan Axmed Black ayaa bogaadiyay tallaabada ay dow ladda Fed eraalka sanadkan 1444 kaga dhigtay mudnaan ta Qaran howlaha Xajka, wuxuuna sheegay in adeegyo badan ay heleen marka loo eego sanadkii hore oo ay Soomaalidu kala kulmi jirt ay dhibaatooyin kala geddisa.

Soomaaliya ayaa sanadkan 1444 he shay 11519, waxana haatan gudanaya wa ajibaadk ooda Xajka 10619, halka maalm aha soo soc dana la filayo in ay Xaramka gaaraan 900 oo xujey ah.

Cabdikariin Guuleed Oo La Kulmay Safii rka Sucuudiga Ee Soomaaliya

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha wad ahadallada Soo maal iya iyo Somaliland Md.Ca bdik ariin Xuseen Guul eed.

ayaa kullan la qaatay safiirka dowladda Sac uudi ga u fadhiya Soomaaliya danjire Axmed Bin Maxa med Al-Muwallad, kaas oo diirada lagu saarnay iskaashiga labada dal, iyo wada-hadallada dowl adda FS iyo Somaliland sidii loo sii amba qaadi lahaa.

"Waxaan Safiirka uga warbixiyey deda alada lagu xoojinayo wadahadallada dowl adda FS iyo Somaliland iyo sida ay dowl adeena uga go’ antahay xal u helida arri maha Somaliland” ay uu yiri Mudane Cabdi kariin Xuseen Guuleed

Dhinaciisa safiirka dowladda Sucuudi ga ay aa muujiyey in ay Dowladda Sacuu diga diyaar u tahay garab istaaga iyo taag eerida wadah adallada dowladda FS iyo Somaliland sida lagu sheegay bayaanka xafiiska ergayga.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Garo we khasaaraha ka dhashay iyo Boqor Burha an oo ka hadlay

Qasaare kala duwan ayaa ka dhashay dag aalka Dorraad ka dhacay Puntland iyadoo tira da dhimashada ee ilaa haatan lasoo tebiyay ayaa gaareysa illaa 13 ruux halka dhaawacdu na la sheegayo in ay gaaran ilaa dhowr iyo labaatan ru ux.

Hubka noocyadiisa kala duwan ee la isu adeegsanayo ayaa sidoo kale qasaare hantiyeed gaarsiiyay goobo ganacsi oo ka ag dhawaa aagga uu dagaalku ka dha cay. Madaxda sare ee Puntland ayaan weli ka hadlin dagaalka dhacay balse saacad aha soo socda ayaa la filayaa in ay ka hadlaan isku dha cyada ka dhacay Garowe.

Sidoo kale waxa jira baaqyo kala duwan oo ay dirayaan waxgaradka iyo siyaasiyii nta Pun tland ee ku aadan in dagaalka la joojiyo xalna laga gaaro waxyaabaha la’ isku hayo.

Meelaha qaar magaalada Garowe ayaa ha atan laga maqlayaa rasaas teel teel ah waxa ase xusid mudan in dagaalku uusan u socon sidii Dorraad.

Dhinaca kale Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlay dagaalka ayaa waxa dhacaya ku tilmaamay wax laga xumaado isagoo ku baaq ay in xal waara laga qaaro waxyaabaha khilaaf ku uu ka taaganyahay.

Safiirka Soomaaliya u jooga Itoobiya oo la kulmay madaxa Xafiiska taageerada QM ee Soomaaliya

Safiirka JFS ee dalka Ethiopia Ambassador, Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaar adda ee Addis Ababa ku qaabbilay mad axa Xafiiska taageerada Qaramada Midoo bay ee Soomaaliya ,Aisa Kacyira, iyagoo ka wada hadlay shaq ada xafiiska UNSOS uu ka hayo dalke enna.

Danjire Warfaa, ayaa Aisa Kacyira la wada agay horumarka la taaban karo ee ay Dawlad da Soomaaliya ka sameysay dhin acyada Amn iga, Dhismaha Dawladnimada, Horumarinta dhaqaalaha, iyo arrimo kale, isagoo QM gaar ahaan UNS OS uga mahadceliyay taag eerada ay siiyaan Dawladda iyo Shacabka Somaliy ed.

Shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarash ada Soomaaliya oo ka furmay Dhuus amareeb

Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad goboleed ka Galmudug Md.Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Waxbarashada XFS Md.Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa Dor raad magaalada Dhuus amareeb ka furay shirka wadata shiga Arrimaha Waxbar as hada Soomaaliya

Shirka ayaa loo ga arrinsanayaa xaaladda waxbarashada dal ka, qorshaha mus ta qbal ka waxbarasha da, daadajinta adeegy ada wasaa radda iyo wadashaqaynta Was aaradaha waxb arashada heer Federaal iyo heer D/Goboleed.

Shirkan oo socon doona muddo laba maa lmood ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Wa xbarashada XFS, Wasiirrada Waxbara shada Maamul goboleedy ada, Agaaasime-yaasha Guud, Agaasime waa xeedyada wa saaradaha waxbarashada iyo howl wadeennada waxbarashada qeybahooda kala duwan.

Baarlamaanka Puntland oo meel mariyay wax ka badelka dastuurka xilli Garoowe uu dagaal ka socdo Baarlamaanka mamaulka Puntland oo Dorr aad fadhi ka yeeshay wax ka badelka dastuur ka Puntland ayaa dood dheer kadib waxey isku raaceen 34 mudane arrinta la soo gudbi yay oo ah wax kaba delka dastuur ka.

Fadhiga waxaa soo xaadiray 35 mudane taas oo ka dhigan in hal xil dhibaan uu ka aamusay. Wax ka badelka dast uurka ayaa ahayd soo jeedin ka timid guddiga gaarka ah ee falanqeynta wax-ka-bedelka das tuurka.

Tillaabadan ayaa imaaneysa xilli xiisad ay ka taagantahay magaalada Garoowe, taas oo ka dhalatay isla howshaan la xiri irta wax ka bade lka dastuurka.

Ka dib muddo 36 cisho ah oo ay xirneyd wariye Bushaaro Baanday oo markii ugu horreysay lasoo bandhigay eedaha loo haysto

Waxaa Dorraad markii 6-aad maxkamadda ka soo hor muuqatay wariye Bushaaro Cali Ma xamed (Busharo Baanday) oo muddooyinkii u dambeeyay ku xirnayd xabsi ku yaalla magaa lada Hargeysa, iyadoo xeer ilaalintuna si rasmi ah u shaacisay eedaha loo haysto wariyaha.

Waxay sidoo kale xeer ilaalintu soo bandhi gtay eedo loo haysto wariyeyaal kale oo la she egay inaysan ku sugnayn gudaha Somaliland.

Muddo 36 cisho oo ay xi rneyd ayey Bushaaro ku xir antahay Somaliland iyadoo maxkamadda Dorraad lasoo taagay ay kaga duwaneyd ku wii hore in kiiska lagu haysto uu horyaallay max kamadda.

Qareenkeeda ayaa sheegay in Bushaaro ee daha loo hasyto ay yihiin saddeex eedeedood oo ay kamid yihiin howlo lid ku ah Somaliland iyo faafin warar been abuur ah oo la sheegay in ay Somaliland saameyn ku yeelan karto.

Eedaha loosoo jeediyay ayaa qaarkood wax aa kale oo lagusoo oogay wariyeyaal kale oo Somaliland bannaanka uga maqan.

Dhageysiga dacwadda ayaa xigi doona soo bandhigista eedaha loo haysto wariye Busha aro Baanday.

Giriiga oo maxkamadayna rag loo hays to, markabkii ay dadka badani ku dhin teen

Sagaal qof oo u dhashay dalka Masar ay aa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Giriiga, iyada oo lagu soo oogay dac wado ku saabsan,ka ganacsiga bini’aadan ka ama arri maha la xidhiidha tahriibka

Eedaysanayaashan ayaa loo haystaa in ay ku lug lahaayeen, tahriibinta dadkii ku dhintay markabkii ku degey xeebaha Giri iga, ee ay dad ka badani ku dhinteen. Mark abka degey ayay ku dhinteen 79 qof oo mu haahiriin ah, halka tiro kale oo aad u bada nna aan weli laga war qabin meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.

Dhimashada tahriibayaashan oo noqot ay, tii ugu xumayd ee ka dhacda xeebaha dalka Gir iiga, sannadahan u dambeeyey, ayaa dood ad ag ka dhex dhalisay gudaha dalkaas, iyada oo dhaleecayn xooggan loo jeediyey ciidamada ilaalada xeebaha, wax aana lagu dhaliilayaa in ay jireen tallaaboo yin ay qaadi kari lahaayeen

si looga baaqs ado in doontaasi ay degto.


Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Garowe khasaaraha ka dhashay iyo Boqor Burhaan oo ka hadlay

Qasaare kala duwan ayaa ka dhashay daga alka Shalay ka dhacay Puntland iyadoo tirada dhimashada ee ilaa haatan lasoo tebiyay ayaa gaareysa illaa 13 ruux ha lka dhaawacduna la shee gayo inay gaaran ilaa dhowr iyo labaatan ruux. Hubka noocyadiisa kala duwan ee la isu adeegsa nayo ayaa sidoo kale qas aare hantiyeed gaarsiiyay goobo ganacsi oo ka ag dhawaa aagga uu dagaalku ka dhac ay.

Madaxda sare ee Puntland ayaan weli ka hadlin dagaalka dhacay balse saacadaha soo socda ayaa la filayaa in ay ka hadlaan isku dhacyada ka dhacay Garowe. Sidoo kale waxa jira baaqyo kala duwan oo ay dirayaan waxgar adka iyo siyaasiyiinta Puntland ee ku aadan in dagaalka la joojiyo xalna laga gaaro waxyaab aha la’isku hayo.

Meelaha qaar magaalada Garowe ayaa haa tan laga maqlayaa rasaas teel teel ah wax aase xusid mudan in dagaalku uusan u socon sidii shalay.. Dhinaca kale Boqor Burhaan Boqor Mu use oo ka hadlay dagaalka ayaa waxa dha ca ya ku tilmaamay wax laga xumaado isagoo ku baaqay in xal waara laga qaaro waxyaabaha khilaafku uu ka taaganyahay.

Senator Timacadde: "Masuuliyadda 1aad ee dagaalka Garowe ka socda wax aa iska leh guddoonka B/Puntland. Waa kheyru masuuliyiin"

Senatorada aqalka sare ee magaalada Gar owe u joogay xal ka gaaridda khilaafka siyaas adeed ee arrimaha doorashada Puntland, ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka ka socda Garowe.

Senatorada oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay inay ka xun yihiin in la dhegaysan waayay ba aqyadoodii naba deed ee ay ka wadeen mag aalada Gar owe, si looga hortago colaadda.

Waxay cambaareeyeen in baarlama anku si qaldan uga howlgalay qodobada dastuuriga ah ee la isku hayay. Waxayna sheegeen dagaalka ka socda Garowe inuu ka dhashay go’aannada baarlamaanka uu gaaray ee furista dastuurka.

Guddoomiye ku xigeenka labaad aqal ka sare, Cabdullaahi Xirsi Timacadde oo kamid ah Senatorada hadlay, ayaa si adag u cambaare eyay guddoonka baarlamaan ka Puntland, is agoo sheegay inay ku qalda naayeen inay soo hormarinayaan qodobob ka furista dastuurka oo uu sheegay inay dartiis ciidamo isku horfa dhiyeen, colaa duna ay ka kacday.

"Masuuliyadda koowaad ee dagaalka waxaa iska leh guddoonka baarlamaanka. Waa kheyru masuuliyiin,” ayuu yiri guddo omiye Timcadde.

"Waxaa nasiib darro ah in aanay jirin cid na dhegaysatay, ayna dhacday guul darr ada Dorr aad taagan. Senatorada Puntland waxay cam baareynayaan ciddii ka qeyb qaatay hurinta da gaalka Dorraad ka socda Garowe,” ayay tiri Senator Seynab Tiimbi ye oo kamid ah Sen atorada Garowe u joo ga xal raadinta. Si kastaba ha ahaatee, Senatoradu waxay ku baaqeen in si sharuud la’aan ah loo joojiyo dagaalka. Waxay sidoo kale ku baaqeen in la raadiyo xal siyaasasadeed oo lagu joojinayo da gaalka. Waxay sheeg een inay Garowe sii joog ayaan oo ay wada yaan dadaalka lagu joojin ayo colaadda

Caalamka oo xusay Maalinta Qaxootiga Dun ida ee 20-ka June

Dalalka Caalamka iyo Qaramada Midoobay aya Dorraad u dabbaaldegay xuska maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June si kor loogu qaado wacyiga ku saa bsan xaaladda qaxo otiga ee dunida .Warbi xin sanadle ah oo ay soo saar een Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in dhammaadkii 2022, tirada qaxootiga addu unka ay gaadhay 35.3 milyan, sida ay caddeysay ha y’adda Qa ramada Midoobay u qaabilsan qax ootiga (UNHCR).

In ka badan kala badh (52 boqolkiiba) dham maan qaxootiga waxay ka yimaad een saddex waddan oo keliya: Suuriya (6.5 milyan), Ukra ine (5.7 milyan) iyo Afgaan istaan (5.7 milyan).Xuiskaan ayaa daba socda heshiis san adkii 1951-kii Qaramada Midoobay ay u dejisay Qax ootiga si loo ilaaliyo xuquuqda qaxootiga Yurub, wixii ka dambeeyay dagaalkii labaad ee Adduunka.Sannadkii 1967-kii, ayaa la balaar iyay qodobada ka hadlaya qaxootiga si wax lo oga qabto barakicinta dadka adduunka, waxaa na sharcigaasi uu dhigayey qaxooti in loo aqo onsanaan karo dadka lagu kha sbo inay ka ca raraan dalalkooda si ay uga baxsadaan cada adis ama khatar weyn oo wajahda nolosho oda, daacadnimadooda iyo xorriyadooda.

Dadka reer Falastiin ayaa kamid ah qaxoo tiga faraha badan ee ku sugan qaar kamid ah dalalka dunida,waxaana sanad ihii u dhaxeey ay 1947 ilaa 1949 –kii oo kel iya Israa’iil ay bar akiciyeen 750,000 .

Muddo 70 sano ah oo u dhaxeeyay 1951 ilaa 2022 kii waxaa socda qulqulka dadka qax ooti ah ee ka cararaya dagaalada sokeeye & fa qriga baahsan ee kajira dalal kamid ah dunida.

Askari kamid ah Ciidamada Itoobiya oo Dorra ad dad Shacab ah ku laayay M/ Qabridahare ee DDS

Wararka aanu ka helayno dowlad degaan ka Soomaalida gaar ahaan magaalada Qabrid ahare ayaa sheegaya in As kari ka tirsan Ciid anka Milliy ariga Itoobiya uu Ras aas ku furay dad shacab ahaa oo degga naa magaalada Qa bridahare, sida dad goob joogayaal ah ay u xa qiijiyeen Hiiraan Online. Askarigan ayaa sub axnimadii hore ee Dorraad waxa uu soo galay M/Qabridahare isagoo ku qalabaysan qorigiisa, waxa uuna Rasaas ku furay cid kasta oo kasoo horb axda isagoon qofna u aaba yeelin, waxay na wararku sheegayaan in ilaa 5 qof, oo 4 ay Rag yihiin midna ay qof dumar ah oo Ho oyo ah tahay ay ku geeriyoodeen Rasaas ta uu Askari gaasi ku furay dadkan. Sidoo kale dhaawac ayaa aad u badan wa low qaar kamid ah dadka dhaawaca ah xaalado oda laga dayrinayo, waxaana dadkaas lagu da biibayaa Isbitaalka weyn ee magaalada Qabri dahare. Lama ogaan sababta keentay in Askari gan kamidka ah Ciidamada Miliyariga Itoobiya uu Rasaas ooda kaga qaado dad shacab ah oo aan waxba Dorraadsan, iyadoo dhinaca kalena magaalada Qabridahare uu ka jiro Dorraad bu uq iyo sawaxan ay keen tay dhacdadan argaga xa leh ee Dorraad ka dhacday magaalada Qa bridahare.

Wali ma jirto wax war ah oo kasoo bax ay dhinaca Xukuumadda degaanka Soom aalida, mana jirto ilaa iyo hadda warar xaq iijin kara in la qabtay Askarigii dadkan laay ay iyo in kale.

Dadka degaanka ayaa dhacdadan ku tilma amay mid argagax leh, iyadoo magaal aduna marar kala duwan sidan kale ay uga dhaceen falal noocan oo kale ah oo ay ga ysteen Ciida mada Itoobiya. Mana jirto ilaa iyo hadda cid lag aga tallaabo qaaday arri maha noocan oo kale ah ee ay u dambays ay tan Dorraad, sida dad xogagaal ah ay u sheegeen Warbaahinta.

Dowladda Canada oo si lama filaan ah dib ugu dhigtay musaafurinta muwaadin Soomaaliyeed

Dowladda Canada ayaa Isniintii si lama fila an ahayd u hakisay qorshe ay doone ysay inay dalkeeda uga musaafuriso muw aadin Sooma aliyeed, iyadoona sheegtay in illaa lix bilood dib loo dhigay musaafu rintiisa.

Muwaadinkan oo lagu magacaabo Yuu suf Maadey Maxamed ayaa in ka badan to ban sano ku noollaa dalk aasi, waxaana la gu waday in Dorraad laga musaafuriyo dal kaasi, ka dib markii Waaxda Arrimaha Xud uudaha Canada ay kol hore sheegtay in uu ka been sheegay im aanshiyihiisa dalka. Waaxda ayaa horaantii bi shan sheegtay in 19-ka June ay dib ugu celin doonto dalka Kenya, oo muddo dheer uu qax ooti ahaan u deganaa.

Dowladda Canada ayaa Yuusuf Maad ey ku wargelisay in musaafurintiisa dib loo dhigay muddo lix bilood ah.

Dowladda ayaa hadda dhageysaneysa cod siyada kaga imaanaya Jaaliyadda Soo maa liyeed iyo ururada u dooda dadka soo galootiga ah, ee ku baaqaya inaanan ninka asi dalka laga musaafurin.

Yuusuf Maadey waa aabe leh shan carr uur ah, oo haddii dalka laga musaafuriyo loo arkay inay keeni karto dayac ku yima ada xubnaha qoyskiisa.Hoggaanka Jaaliyadda Soomaaliy eed ee dalkaasi ayaa codsiyada ay u gudbiy een dowl adda ku sheegay in Yuusuf Maad ey uu yahay ninka keliya ee qoyskiisa u dhaqdha qa aqa, isla-markaana ay dalbana yaan in car ruurtiisa iyo hooyadood ee dal kaasi nool aan la ga kaxeynin.

Horaan, xaaskiisa Xaliimo Ibraahim Cali ay aa dowladda ka codsatay inaanan carruurtee da laga kaxeyn aabahood.

Tallaabada lagu hakiyay musaafurintiisa ay aa loo fasirtay mid ay dowladdu dib ugu eege yso culeyska dhaqaale iyo habacsan aanta ka le ee dhanka nolosha ee ku imaan kara qoy skaasi.Yuusuf Maadey ayaa xilligii uu tegayay Canada waxa uu watay basaboorka dalka Ke nya, taas oo caqabad ku noqotay in dib u dejin uu ka helo dalkaasi. Yuusuf ayaana tobankii sano ee la soo dhaafay ku noollaa Magaalada Edmo nton ee Gobolka Alberta

AFAR ARRIN OO XASAASI AH OO HORYA ALLA TALIYAHA CUSUB EE CIIDANKA XOOGGA DALKA

Golaha Wasiiradda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Dorraad Ibraahim Sheekh Muxiyadiin u magacaabay Taliyaha ciidanka xo ogga dalka. Waxa uu beddelay Odowaa Yuu suf Raage oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay hoggaam inayay ciidanka xoogga dalka.

Xilli hore ayaa la filayay in la beddeli doono Taliye Odowaa, kaas oo qeyb ka ahaa saraakiil ku eedeysna weerar lagu qaaday hoteel ay de ganayeen madaxweyn ayaal hore xilligiii lagu jiray ololihii door ashada.

Laakiin kacdoonkii lama fila anka ahaa ee ka curtay gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaa liya oo ay ciidanka xoogga ku bii reen ayaa la aaminsan yahay inay dib u dhigtay go’aankii madaxweynaha ee isbe ddelka.

Dhawaan ayaa faafinay afar qodob oo sab ab ka dhigaya in la beddelo Taliye Odowaa, ba lse warbixintaan waxaa ku eegayna caqabad aha iyo shaqooyinka hor yaalla Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka, kuwaasi oo u ba ahan inuu deg deg wax uga qabto.

1. Middeynta saraakiisha sar-sare iyo kuwa dhexe ee ciidanka xoogga

Doorashadii Soomaaliya ka dhacday iyo muddo kororsigii madaxweynihii hore waxay abuurtay kala qeybsanaan xooggan oo ku timid ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha la beddelay Odowaa Yuusuf Ra age oo isagu dhinac la safnaa kuma gu uleysan inuu dib u mideeyo saraakiisha qeybaha ciid anka, waxaana loo arkayay kala qeybsanaanta as mid kamid ah saba baha xoojiyay khasaar aha waayihii dambe soo gaaray ciidanka xoo gga dalka.

2. Soomaaliyeen Ciidanka xoogga weli waa qabiileysan yihiin, baabuurta ayaa qaar u kala suntan oo magacyo qabiilo loogu yeera. Dho wrkii as buuc ee lasoo dhaafay waxay ciidanka xo ogga ku lug yeesheen isku-dhacyo u muu qday kuwa qabiileysan.

Dhowrkii taliye ee isaga dambeysay hogga anka ciidanka xoogga dalka midna kuma guul eysan inuu abuuro ciidan wadani yiin ah oo Soomaalinimada ay kala weyn tahay qabiilnim ada oo u mideysan waxyaa baha danta guud.

Inkasta oo ay arrintaan mararka qaar siyaas adda saameyn ku leedahay, hadd ana Taliyaha cusub Ibraahim Sheekh Mux iyadiin Caddoow waxaa laga rabaa inuu isagu la yimaado hal abuur gaar ah oo fikir ka iyo shaqada ciidanka Soomaaliyeenaya, sidoo kalena ciqaab adag kaga jawaabaya askarta muujisa ficilada qabya alada.

3. Dagaalka kooxda Al-Shabaab Ciidanka xoogga dalka waxay wax badan la dagaalama yeen kooxda Al-Shabaab, laa kiin horumarka la sameeyay marka ay qab aa’ilku kaceen welig eed lagama sameyn la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab.

Qabiiladu kama hub iyo xeelad badna ciid anka xoogga dalka, balse sababta wax aa loo arkaa inay mab’da dagaalka la xir iirto. Taliyaha cusub waxaa hortaalla inuu tamar cusub kusoo kordhiyo dagaalka la gula jiro kooxaha argagixi sada, uuna kiciyo damiirka iyo mab’da ciidanka si natiijo wax ku ool ah looga gaaro wejiga laba ad ee dagaalka Al-Shabaab.

4. Baarista dhacdooyinkii u dambeeyay

Ugu yaraan shantii weerar ee ugu damb eysay oo ay Al-Shabaab kusoo qaaday ciidanka xoo gga dalka waxaa ka dhashay khasaare xoog leh, gaadiid badan ayaa looga furtay dowladda.

Taliyihii la beddelay Odowaa Yuusuf Raage lama wadaagin umadda Soomaali yeed sida ay wax u dhaceen iyo sababta fa shilka, sidaas aw geed taliyaha cusub wax aa laga rabaa warbi xin sax ah oo ku saab san dhacdooyinkaas iyo cidda sameysa dayaca oo ay tahay in lagula xisaabto.Xigasho:Caasimadda.Net

Muxuu la-taliyaha madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri dagaalka Garoowe?

Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ah la-taliy aha arrimaha dastuurka ee madax weyne Xas an Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaal ka xooggan ee Dorraad ka qarxay magaalada Garoowe ee caasi madda Puntland.

La-taliye Baadiyow ayaa waxa uu ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda M/Garoowe ee u dhaxeeya cii damada Puntlan d & ciidan ta abacsan siyaasiyiinta mucaa radka. "Waa wax aad iyo aad looga xumaado in aan maqa lno Dorraad caasimadii Puntl and uu dagaal ka dhacayo oo dadkii ka barak acayo, waan ka xumahay in dagaal meeshaas ka dhaco oo Puntland waxay asal u aheyd DFS oo waxaa laga sugayay inay meel nabad ah tah ay” ayuu yiri Dr. Baadiyow oo VOA la hadlay.

Waxa uu ku baaqay in la joojiyo dagaal ka ka socda Garoowe, islamarkaana dhin acyada isku haya halkaasi ay miiska wada-hadalka ku xaliyaan sababta ka dambeysa dagaalka iyo waxyaabaha ay isku hayaan.

"Waxa dhaheyna dagaalka ha la joojiyo oo wada-hadal iyo is afgarad ayaa wax la gu xal iyaa, siyaasad xoog ku timaada oo qori wax la gu maquuniyo waa tii lagu soo baaba’ay oo dhi baato dalka kasoo gaartay dhamaan, marka wa a in dagaalka la jooji yo.”

La-taliyaha arrimaha dastuurka ee ma dax weyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si doo kale waxa uu sheegay in dood aha la xar iira da stuurka, oo dagaalka Garoowe uu salka ku ha yo ay tahay wax laga wada-had li karo.

"Waa in mashaakilka xoog lagu xalin oo la gu xaliyo wada-hadal iyo isfaham. Wa xgarad ka reer Puntland oo talo soo jeedin ta u same eyay ee ku baaqay in aan dagaal la galin had da kahor in warkooda la dhag eysto.”

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in mad axweynaha Soomaaliya uusan hadda wax we yn ka qaban karin waxa ka socda Puntland, ayna tahay inay xukuumadda iyo baarlamaan ka M/mlkaasi ay si deg deg ah wax uga qabtan

"DF ah waxa ay la qaban karto way la qab aneysa laakiin reer Puntland ayaa la rabaa inay arrintaas ka tashadaan oo xaliyaan,” ayuu yiri Dr. Cabd iraxmaan Baad iyow oo ah la-taliyaha arri mmaha dastuurka ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Wareysi: Dhageyso Saabey oo jawaab ka bixiyey amarka ay DF bixisay ee lagu soo xirayo

Agaasimaha Canshuurta Berriga ee Wa saa radda Maaliyadda Xukuumadda Soom aaliya Muxiyadiin Xasan Jurus (Muxiyadiin Saabey) ayaa markii u horeysay ka hadlay arrimaha la

iriira eedeymaha musuq-maa suq ee loo haysto iyo amarka soo qabasho ee dowladda.

Muxiyadiin Saabey oo la had lay VOA ayaa ugu horreyntii is ka fogeeyay inuu bax sad ka yahay dowladda federaalka, xilli xogo hoose oo aan helnay shee gayaan in uu ka baxay caasimadda oo uu gaar ay dee gaanka Guulane ee Shabeellaha Hoose oo uu kasoo jeedo.

Muxiyadiin ayaa sidoo kale waxa uu bee ni yay inuu ku lug leeyahay eedeymaha loo hay sto ee musuq-maasuq, isaga oo sheeg ay in dhowr jeer baaris xafiiskiisa lagu sam eeyay

Waxa uu sheegay in loo soo jaray waar an qabasho, iyada oo aan looga wicin max kamad da iyo hay’adaha kale ee garsoorka, xilli ay xi ran yihiin saraakiil sare oo ka tir san wasaara dda Maaliyadda Soomaaliya.

"Wax gaar ah oo shaqsi ah oo aniga la igu haysto ima soo gaarin. Aniga lacag ma qabto oo khasnaji ma ihi, lacagna ma qaa do oo bank ma ihi. Waxaa ku shubna akoonada bank-ga dhexe ee dowladda ugu tala-gashay, kamana bixin karno,” ayuu yiri Muxiyadiin Saabey oo la hadlay VOA.

Sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay ha ddii ay jirto cadaalad la isku haleyn karo uu diyaar u yahay inuu ka gar baxo Xeer Ilaal inta oo sida la fahamsan yahay iyadu soo jeedisay eedeyn ta loo xirayo Muxiyadiin.

"Cadaaladda hadii ay noqoto tii la ya qaa nay oo la isku haleyn karay, laakiin cada aladda iya da oo aan la iiga wicin maxka madda oo aan dii din oo la ii iman waaran la ii soo jaro, taasi cad aaladda ma noqon kartaa,” ayuu yiri Muxiyadiin Saabey.

Waxa uu intaas kusii daray "Xalkeygu waa iska cad yahay, aniga muwaadin ayaa ahay, dembi ma gelin ee ciddii dembi igu haysa si ra smi ah aan iskugu imaano ma xkamadaha.”

Si kastaba, Qorshaha lagu xirayo Saa bey ay aa la sheegay inuu horudhac u yah ay mas’u uliyiin sare oo dowladda ay doon eyso in la xiro.

Sababta isaga loogu billaabayo ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh, oo ay isku beel yihiin, uu ka cab sanayo in haddii uu xiro saraakiil kale oo sare oo beelo kale kasoo jeedo loo arko ar rinta mid qabyaaladeed, sida as darteedna uu go’aansaday in laga billaabo Saabey.

Waa mas’uulkii ugu sareeyay ee ka baxsa da xukuumadda federaalka, xilli uu sii xooge ysanayo olole baaritaan oo uu wado Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qa ranka, kaasi oo ku saabsan musuq-maas uqa ka dhex jira hay’ adaha dowladda oo ilaa hadda loo xiray sara akiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Xigasho:-caasimadda.net



GEEDKA XASHIISHKA OO LAGA SAMEYNAYO DHISMEYAAL "WAARA" GURI LAGA DHISAY


Aqalladan ay ku hareeraysan yihiin cagaarka iyo dhirtu ee laga dhex dhisay beer ku taal gobolka Ingiriiska ee Cambridge shire, waa wax lagu yaqa an dhismeyaasha laga sa meeyo beraha Ingiriiska. Balse marka aad gudaha gasho waxaan shaki ku jirin in aad ogaanayso in uu dhismahani yahay mid ka duwan sida aad u malaynayso. "Derbniyadu waxay i xasuusiyeen aq al caruureed aan caws ka sameyn jirnay yar aantii,”

ayey tiri Gemma Barone oo iska leh aqalkan. "Wuxuu leeyahay tayo qurux badan oo la jeclay sto. Sannadkii tageyna waxaan kululeeyaha iska daminnay muddo 24 saac ah xilli lagu guda jiray qabowgii barafka, saas ay tahayna weli gudahiisu wuu diiranaa.”

Waxa cajiibka ka dhigaya gurigan dhalaalaya, hawada macaan ee quruxda badan ayaa ah waxa laga dhisay. Xashiish. Inkasta oo aynu oganahay in geedka xashiiska lala xiriiriyo maandooriye iyo sidoo kale in mararka qaar loo isticmaalo dawen yta iyo dharka; xashiishku wuxuu si xawli ah u no qonayaa alaab dhisme oo lagu tiirsanaan karo.

Dhirtan sida dhakhsaha ah u korta ayaa sidoo kale ah mid la cusboonaysiin karo, wuxuuna leey ahay awood celin karta carboonka hawada was akheeya. Marka loo isticmaalo dhisme wuxuu noq onayaa qaabka loo yaqaan "bulukeeti-xashiis” qal abkan dhisme ee adag waxaa laga sameeyay iya da oo la isku qasayo jilifta geedka xashiishka, al waaxa gunta geedka, biyo iyo liin dhanaan.

Qalabka sidan loo sameeyay wuxuu leeyahay culays tamareed oo sare oo ka dhigaysa wax aad ugu haboon celinta tamarta taas oo dhisamaha ka dhigaysa mid tamar ahaan isku filan sidoo kalena yaraynaya in gaasaska loo bahan yahay ay baxa an. Wuxuu sidoo kale nuugayaa kaarboonka inta uu jiro. Qalab dhisme oo tayo fiican ayaa aad lo ogu baahan yahay maadaama ay shirkadaha dhis muhu doonayaan in ay ka takhalusaan caarboon ka.Dhismeyaasha guryaha iyo kuwa kale ayaa masuul ka ah 37% tamarta iyo caarboobka hawa da lagusii daayo. Waaxana tan ugu wacan ku tiir sanaanta dhismeyaasha ay ku tiirsan yihiin shidaa lka, qalabka dhismeyaasha aadka ugu tiirsan shidaalka sida, shamiidada, birta iyo muraayada ha iyos sidoo kale aqallada cagaran oo loo isticm aalo in ay kululeeyaan guryaha kadibna sii daaya kaarboon badan.

Koonfur Afrikaan guraya xashiish

Tayada uu xashiishku ku qabanayo xajinayo kaarboonka ayaa waddamada caalamka ka caawi naya in ay gaaraan yoolkooda ay ku doonayaan in ay gaaran dhismeyaal waara.

Balse inta aan si toos ah xashiishka loogu isti cmaalin dhismeyaasha waxaa loo baahan yahay in laga gudbo caqabado ay ka mid yihiin, shar ciyada dawladaha ee ka dhanka ah isticmaalka geedkan, ruqs adanyta iyo in la maal geliyo kaa beyaal suurta gelinaya soo saar ballaaran oo ah ah qalabkan laga sameeyo xashiishka, silsiladda gudbinta iyo in laga dhigo mid la goyn karo qiime ahaan.

Ilaa iyo hadda qalabka dhismaha ee xashiishka waxaa loo isticmaalay oo kaliya mashaariic yaryar oo lagu sameynayo gu ryo xaafadeed, sababo la xiriira gaars iinta, xaddidaad saaran ballaarinta iyo qiimaha oo sareeya.

Xeerarka sharciga, xitaa beersita geed ka xash iishka ayaa ah caqabad kale oo weyn. Dalka Mar eykanka tusaale ahaan, beerashada xashiishka warshadeed waxay ahayd sharci-darro ilaa 2018, sababtoo ah geedkan ayaa loo aqoonsan yahay mid ka mid ah dhirta la xakameeyo. In dhime loo isticmaalo lafteedu waxa kaliya oo loo ogolaaday xeerka dhismaha deegaanka ee dalka 2022; wax aa mamnuuc a hin loo adeegsado ganacsi ahaan ilaa ugu yaraan inta laga gaarayo sannadka 2025.

Koonfur Afrika, xashiishka ayaa ugu dambeyn tii loo qoondeeyay ka mid noqo shada dalagga be eraha sanadkii 2021, taasoo ogalaanaysa in dalka dhexdiisa lagu beero. Shirkadda dhismaha ee Wolf + Wolf oo fadhigoodu yahay magaalada Koo nfur Afrika ee Cape Town ayaa ku can ba xday dhismeyaasha laga sameeyay xa shiishka 15kii sano ee la soo dhaafay, laakiin ilaa dhowaan wax ay ahayd inay ku tiirsanaato dhirtan oo lasoo dhoofiyey.

"Waxaan bilaabay inaan ka shaqeeyo gurigay gii ugu horreeyay ee xashiish ka sameysan sann adkii 2007," ayuu yiri aas aasaha iyo maamulaha, Wolf, oo istic maala magaciisa oo keliya. "Waxaa aad ii soo jiitay dhammaan adeegsigeeda, waxaa nan arki karayey saameynta wanaagsan ee ay ku yeelan karto la dagaalanka kaa rboonka ee dee gaanka la dhisay.

" XIGASHO:-BBC


"SI AAN ISKU BADBAADIYO WAXAAN IS MARIYAY DHIIGGA SAAXIIBBADEYDII LA DILAY"


Julius ayaa ka mid ahaa lix qof oo ay u suurtag ashay in ay ka badbaadaan weerar ka oo socday saacado bada Arday lagu magacaabo Julius Isin goma ayaa BBC-da u sheegay sida mucjisida ah ee uu uga badbaaday weerar habeennimo ah oo ay kooxo looga shak isan yahay Islaa miy iin ku qa adeen isk uul ku yaalla galb eedka Uganda.

"Dhiigga saaxiibb adeyda dhintay ay aa waxaan iska mariyey afka, dhegaha iyo madaxa si ay kooxda we erarka soo qaadd ay ugu ma leeyaan inaan dhin tay,” ayuu yiri mar aan kula kulan nay is bita alka guud ee Bwera ee degmada Kasese.

Ilaa 40 qof oo 37 ka mid ah ay arday ah aayeen ayaa ku dhintay weerarka lagu qa aday dugsiga sare ee magaalada yar ee Mpondwe habeennima dii Jimcaha.

Julius ayaa ka mid ahaa lix qof oo ay u suurta gashay inay ka badbaadaan weerar ka oo socday saacado badan.

Ma uusan sheegin kooxihii weerarka soo qaaday, balse wuxuu sheegay inay ahaay een rag hubeysan oo weerarkooda soo qaaday abaare 10-kii habbeenimo.

Waxa ay yimaadeen qolka jiifka ee wiil asha laakiin ardaydu way xirteen ka dib markii ay oga adeen inay khatar ku sugan yihiin.

"Markii ay furi waayeen albaabka ayay bam ku tureen gudaha qolka jiifka ka dibna waxay isticma aleen dubbayaal iyo faa shash si ay albaabka u jebiyaan," ayuu yiri.

"Waan u adkeysan waayay qiiqa joodari yaashii ay gubeen, waxaanan dib ugu soo dhacay qolka jiifka," ayuu yiri.

Julius ayaa gadaal ka taagnaa arday badan oo gashaan ka sameystay albaabka agtiisa, kuwaas oo la toogtay markii dabl eyda ay galeen qeybta jiifka ee iskuulka.

Waxaa dhacday in ardaydii qaarna la toogtay, qaarna qoorta laga jaray.

Si degdeg ah ayuu u fuulay sariir korke eda, waxa uu ka saaray safiitadii saqafka kore kadibna waxa uu galay safiitada iyo saqafka dhexdooda.

Halkaa waxa uu arkayay asxaabtiisii oo ay si arxan darro ah u dilayaan kooxihii soo weeraray,kadibna dab qabadsiiyay jooda riy aal,kana baxay.

"Waan u adkeysan waayay qiiqa joodar iyaa shii ay gub een, waxaanan dib ugu soo dhacay qolka jiifka," ayuu yiri.

Maleeshiyada ayaa jugtii maqlay wayna soo noqdeen.

Markaas ayay ahayd markii Julius uu oga aday inuu weerarkii hore ka badbaaday uu na weli nool yahay. "Waxaan ag seexday meydadka saaxii badey da oo dhiig badan ka daatay, aad ay aan u feke ray, kadibna dhiig badan ayaan dhegaha, afka iyo madaxa iska mariyay, markii ay maleesh iyadu ii yimaadeen, wax ay iga hubiyeen garaaca wadn aha oo ay iga tageen,” Julius. ayuu yiri.

Maxaad ka taqaanaa kooxda weerarka ku qaadday iskuulka?

XIGASHADA SAWIRKA,ISLAMIC STATE PROPAGANDAADF

waxaa waqooyiga Uganda ku aasaasay saraakiil hore oo ka tirsaneyd milateriga oo daacad u aheyd madaxweynihii hore ee Uganda Idi Amiin. Waxa ay hubka u qaateen inay la dagaallamaan madaxwey naha mudada dheer xilka hayay ee Yoweri Museveni iyagoo ku andacooday in dowladdu ay iska cadaadinayso Muslimiinta.

Kaddib markii milateriga Uganda uu urur kaasi ka adkaaday 2001 ayaa waxa ay u guureen oo ay saldhig ka dhigteen gobolka North Kivu ee Jamhuuriyadda Dimuqraad iga ee Koongo.

Kaddib muddo aanay wax badan qaban ayaa ADF waxa ay dib u soo shaac baxday 2014 mar kaas oo ay weerraro xiriir ah ku qaadeen dad rayid ah oo ku nool ee Jam huuriyadda Dimuqr aadiga ee Koongo.

Musa Seka Baluku ayaa noqday hogaa miyaha ururkaasi 2015-kii kaddib markii la xiray ninkii isaga xilka kaga horreeyay ee Jamil Mukulu. Baluku ayaa markii ugu hor raysay 2016-kii ku dhawaaqay inuu raac ayo awaamiirta ururka la baxay Dowladda Islaamiga ah.

Hasayeeshee illaa bishii Abriil ee 2019 ayey qaadatay in IS ay qirto inay deegaank aas kala shaqeyso kooxdaasi, markaas oo ay sheegatay mas'uuliyadda weerrar lagu qaaday xeryo milateri oo u dhaw xadka waddanka Uganda.

Bayaankaas waxaa ku dhawaaqay Daacishta Gobolka Bartamaha Afrika, kaas oo ay xitaa ku jiraan kuwa ka dagaallama waddanka Mozambi que. Walow ay jiraan astaamo muujinaya in IS ay xulafo la tahay ADF, ayaanay hadd ana Daac ish baahin wararka borobagaand ada ah ee ururk aasi.

Bishii Sibteembar 2020-kii Baluku ayaa waxa uu ku andacooday in ADF aanay aha ynba koox dhisan oo shaqaynaysa.

"Waqtigan la joogo waxaannu ku sugan nahay gobol ku yaal bartamaha Afrika, go bolkaas oo ka mid ah gobollada ay ka tirs an yihiin ururka la bax ay Dowladda Islaami ga ah," ayuu yiri. XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip