
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO20-KA JUUN 2023-KA
Golaha wasiiradda oo magacaabay Tali yaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fede raalka Soomaaliya oo Shalay yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansix iyey magacaabidda Taliya ha cusub ee Ciid anka Xoogga dalka Soomaaliy eed oo loo magacaabay, General Ibraahim She ekh Muxyadiin Caddoow, kaddib soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dal ka So omaaliyeed Gen. Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow, ayaa horey u soo qab tay xilal ciidan oo kala duwan oo ay kamid yihiin Taliyaha Ilaal ada Ciidanka Xoogga dalka ee Madaxt ooyada.
Kulanka oo uu guddoominayey R/Wasa araha XJFS Md.Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu Ansix iyey Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hanti-Dhowrka Gu ud ee Dowladda, Xeerka Dhismaha Xarun ta Tubsan, Xeer Nidaamiyaha Ruqsadda Korontada, Xeer Nidaamiyaha Tariifada Adeegga Korontada iyo Qaraar ku saab san Qorista Shaqaalaha Dowladda.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay magacaabista taliska xoogga dalka
Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Max amuud ayaa saxiixay wareegtada lagu magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarr eeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha ciidanka dhulka Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali, isagoo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Lr. 15 ee soo baxay 1960 kuna saabsan Dhismaha Ciidanka xooga dalka. Madaxwe ynaha ayaa xusay in muwaadin kasta oo Soom aaliyeed, shacab iyo ciidanba ay Shalay hortaallo masuuli yad adag oo ku saabsan xoreynta dalka, isagoo bogaadiyey sida naf-hurnimada leh ee ciid amada Qalabka sida iyo shacabka Soomaaliyeedba ay uga go’an tahay in dalka laga sifeeyo argagixisada Alshab aab.
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa kula dardaarmay Taliyaha cusub Sarreeye Guuto Ibraa him Sheekh Muxiyadiin inuu halkaas ka sii amba-qaado dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixis ada Alshabaab iyo dib u dhiska CXD
Xeerkan Madaxweyne ayaa ku dhaqan-galay Shalay oo Isniin ah, 19-ka Juun 2023, saxiixa Ma daxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxamuud.
Taliyahii Ciidanka xoogga dalka oo xilka laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay
Taliyahii ciidanka xoogga dalka Sooma aliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Shalay laga qaaday xil ka, waxaana xilkaasi loo agacaabay Jenar aal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo horay u soo noqday Taliyaha Guutada 60-aad ee Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka. Golaha Wasiiradda XFS ayaa Shalay ansixiyay soo jeedinta Wasaa radda Gaashaan dhiga ee ah magacaabista Taliy aha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaal iyeed Jen. Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddoow.
Jen. Odawaa Yuusuf Raagge ayaa xilka Shalay laga qaaday soo haayay tan iyo sanadkii 2019, kaa soo ka mid ahaa ma suuliyinta saaxiibada dhaw la ahaa mada xweynahii hore ee Soomaa liya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dal ka Ibra ahim Sheekh Muxudiin ayaa horay u soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid ahayeen madaxii hab maamuuska Madaxt ooyada iyo ilaalada Mad axtooyada Koofiya Casta mudo xileedkii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
La-taliyaha Madaxweynaha JFS oo bogaadisay ansixinta Sharciga la dagaal anka hubka Shar ci darrada ah oo Galmu dug ansixisay
Lataliyaha Madaxweynaha JFS Xaka meynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa B/D/Gal mudug ugu hambalyeysay ansixinta sharc iga xakameynta hubka.
"Sharcigan ayaa muhiim u ah in la xak ameeyo hubka aan sharci yeesneen ama aan ku jirin gacanta dowladda, wa xaana tallabadan ay qeyb ka tahay aragtida Madaxweyne Xasan She ekh ee ku aaddan in la xoojiyo in hay’adaha dowladda kaliya ay gacanta ku hayaan awoodda dalka ‘mo nopoly of violence’ si loo hirg aliyo Sooma ali heshiis ah dunidana heshiis la ah.” ayey ku tiri qoraal ay soo saartay Mako Max amuud Muuse.
Dhanka kale waxa ay tilmaamtay Latal iye Makko in tallaabadan ay soo dedejin karto dadaal ka Madaxweyne Xasan Sh.M. ee ku aaddan in Somaliya laga qa ado cunaqabatayna hubka taas oo laf dha bar u ah la daallanka Argagixisa da.
Dhawaan ayey aheyd markii mudana yaasha Golaha Baarlamaanka Galmudug ay Cod Aqlabiy ad ah ku Ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Xakam eynta Hubka Galmu dug oo ay horay ugu soo gudbisay Wasaa rada Amniga Gudaha Galmudug Golaha Baarlamaanka Galmudug.
Ra”iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo Shirgud doomiyey Shirka guddi hoosaad ka Golaha Wasiiradda tiirka Amniga Qaranka
R/ Wasaare Ku-xigeenka XJFS Md.Saalax Ax med Jaamac ayaa guddoom iyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran oo la gu soo bandhi gay qodobo muhiim u ah xor eynta iyo xasillinta dal ka, Cunaqabaynta Hubka iyo qorshaha dhimista Ciida nka ATMIS.
Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbix inno la xiriira howlgallada socda ee lagu xasillinayo amn iga guud ee dalka iyo waj iga labaad ee dag aalka dalka looga xorey nayo kooxaha Khawaarijta ah.
Kulanka ayaa lagu gorfeeyey qabyo-qor aalka heshiiska mamnuucista tijaabinta hubka halista ah ee Nukleerka iyo Xeerka Amniga Hoteelada, Go obaha Ganacsiga iyo Xarumaha Adeegga Bulsh ada.
Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay u diyaar garow ga qorshaha dhimista Ciidam ada M/Afrika ee ATMIS, war bixin la xiriirta halka uu marayo qaadista cunaqab ataynta hubka iyo qoondeynta Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Maamul Goboll eedyada, gaar aha an ciidamada amniga ee la geynayo deegaanna dii dhowaan laga xoreeyey kooxaha Khawaarijta ah.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku taageeray Cali Jeyte dhismaha maamulka Hiiraan State
Xubno ka mid ah Xildhibaanadda Beesha Xa waadle ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soo maaliya ayaa shir jaraa'id ay ku qabteen M/ Muq disho waxay kaga hor yimaadeen xilka qaadista Cali Jeyte Cismaan, iyagoona taageero u muuj iyay dhismaha maamul cusub oo magaciisa la yiraahdo Hiiraan State oo uu Baledweyne kaga dhawaaqay Cali Jeyte .
Arrintaan ayaa timid kadib markii uu madax weynaha Hirshabeelle uu xilka qaadis ku same eyay Cali Jeyte Cismaan oo ahaa guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan.
Xildhibaan Maalik Cabdala oo ka mid ahaa Xil dhbaanada shirka jaraa'id sida wadajirka ah u qabtay ayaa sheegay in Hirshabeelle ay gacante eda isku toogtay, islamarkaana dadka uu matalo sameysanayaan nidaam iyaga u gaar ah.
"Hirahabeelle Shalay ayay dhimatay gacante eda ayay isku toogatay awalba Hirshabeelle ana ga ayaa camireynay ee maheyn maamul sax ah, hadana dadka aan matalo wax Hirshabeelle la yi raa kamid maaha, xil waa la iska qaada lakiin hor ay baan ugu sheegnay in xiligaan aysan aheyn waqti xil la iska qaado oo degmo la magacaabo, marka Hirshabeelle waa aasnay Shalay" ayuu yiri Xildhibaan Maalik Cabdala.
Xildhbaanada kale ee shirka jaraa'id ka hada lay ayaa dhankooda si la mid ahtaageeray dhis maha maamulka Hiiraan State oo ay si weyn u taageersan yhiin shacabka reer Hiiraan oo mudo badan diidana jiritaanka dhismaha Hirshabeelle.
Cali Jeyte ayaa taageero baaxad leh ka haysta gudaha dalka iyo dibadda kadib hogaamintii ugu horaysay ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee Soomaaliya oo horseeday in guulo la taaban karo laga gaaro dagaaladaas oo Shabaab looga saaray inta badan gobolada dalka.
Lama oga talaabada xigta ee maamulka Hir shabeelle uu ka qaadayo diidmada qayaxan ee uu kala horyimid Cali Jeyte iyo taageerada ay la garab istaageen Xildhibaanada ugu badan ee Be esha ku matala Baarlamaanka Soomaaliya dhis maha iyo dhameystirka maamulka Hiiraan State.
Xulka degmada Cabudwaaq oo ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug
Xulka degmada Cabudwaaq ayaa ku guuleys tay koobka degmooyinka Galmudug, kaas oo soo socday tan iyo 5-tii bishan una dhexeeyey ilaa 10-degmo.
Cayaarta kama dambaysta ahayd oo goor dhaw soo dhammaatay ayaa u dhexaysay Dhuus amareeb iyo Cabudw aaq, waxaana daawanayey madaxweyn aha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Xildhibaano ka tirsan Baarl amaanka Federaalka, madaxda xiriirka kub adda cagta Soomaaliyeed, mas’uuliyiin ka tirsan Galmu dug iyo boqolaal dadwyne ah oo degmooyin kala duwan ka yimid.
Xulka degmada Cabduwaaq ayaa la hor maray gool, balse xulka Dhuusamareeb ay aa taas kaga jawaabay 2-gool oo ay hogga anka ku qabteen, hase ahaatee xulka Cab udwaaq ayaa daqiiqadi hii lagu daray cay aarta la timid goolka bareejada.
Labada xul ayaa markaasi ka dib ku kala bax ay gool ku laad, waxaana xulka Dhuusamareeb lo oga guulaystay 5-3. Munaasabad ballaaran ayaa Xalay lagu qaba nayaa magaalada Cadaado, taas oo madaxweyne Qoorqoor uu koobka ku gud doonsiin doono xulka Cabudwaaq.
Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran oo M/Kismaayo ka furmaya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Md. Axmed Macallin Fiqi ayaa gaaray mag aaladda Kismaan yo oo ah xarunta ku meel gaarka ah ee D/G/ Jubaland. Wasi irka ayaa waxa garo onka diyaara daha ku soo dhoweeyey madaxweyne ku-xigeenka Jubal and Md . Maxamuud Sayid Aa dan iyo masuuli yiin ka le oo ka tirsan Maamul ka Jubaland.
Wasiir Fiqi ayaa M/Kismaayo u yimid Shirka Is ku Dubbaridka Xasilinta Qaran kaas oo ay soo ag aasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, F& Dib-u-heshiisiinta XFS, Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasaaradaha D/Gobolleedyada Dalka, Wasaaradaha iyo Hay’adaha heer Federaal oo ay shaqadoodu la xiriirto Arrimaha Xasilinta & saax iibada caalamiga ee Soomaaliya ka taageera Arrimaha Xasilinta
Agaasime Muxyadiin Jurus oo baxsa day markii uu ogaaday in la xirayo
Wararka laga helayo Gobolka Sh/ Dhexe ayaa sheegaya inuu Tuulada Guu lane oo hoos tagta degmada Aaden-yabaal uu gaaray Agaasimaha Canshuurta Berr iga ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumad da Somaaliya Muxyadiin Xasan Jurus.
Wararka ay heleyso Warbaahinta Risaala ay aa sheegaya Agaas ime Muxyadiin Jurus uu ka baxsad ay Habeen hore xilli da nbe, ka dib markii uu ka war helay qorshe la shee gay in lagu xiri lahaa.
Muxyadiin Jurrus ayaa la sheegay inuu Tuula da Guulane oo uu kasoo jeedo ku abaabulayo mal eeshiyo, ayna halkaasi ku ilaalinayaan malee shiyo ay isku heyb yihiin.
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirsha beelle iyo dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in Agaasima han uu gaaray degaanka uu kasoo jeedo, waana mas’uulkii ugu sareey ay ee ka baxsada XFS.
Xariga Agaasimahan sare ee ka tirsan Was aaradda Maaliyadda ayaa ka mida olole baaritaan oo ay waday Xeer ilaalinta dowladda oo ku saab san musuqmaasuqa ka dhex jira Hay’adaha dow ladda oo ilaa hadda oo xiray mas’uuliyiin ka tirsan Wasa aradda Maaliyadda.
Xiriir aan la sameynay Agaasimaha Mux yadiin Jurus ayaanay noo suuragelin, kadib markii uu qaban waayey telefoonka.
Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Madaafiic Ay ATMIS Ku Garaacday Deegaanka Golweyn
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga hel ayaa khasaaraha ka dhashay tiro mada afiic ah oo Habeen hore lagu garaacay degaanka Golweyn ee hoost aga magaalo xeebeedka Marka ee xarunta gobol ka Sh.hoose.
Wararka la helayo ayaa til maamay in madaafiicdan oo dhaliyay khasaare dhim asho iyo dhaawacba leh ay deeg aankaasi Golweyn ku garaaceen ciidamada ATM IS oo fariisin ku leh duleedka degaankaasi oo 7 KM u jira magaalada Buulo-Mareer oo dhowaan weerar khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Ugan da ay ku qaadeen xoog aga kooxda Al-Shabaab.
Dad goobjoogayaal ah ayaa kusoo war amay in madaafiicda uu ku dhintay nin od ay ah oo lagu magacaabi jiray Axmadey Caliyow Cabdullaahi, halka ay ku dhaaw acmeen 5 qof oo kale.Dadka dhaawacyada qaba oo qaarkood xaaladoo da ay daran tahay ayaa loo soo qaaday M/Muqdi sho, si xaaladoo da loola tacaalo.
Shacabka magaalada ayaa haatan dhig aya ba naanbax ay uga soo horjeedaan gu maadka ciid anka ATMIS ay ku hayaan sha cabka, iyagoo dow ladda ka dalbaday iney soo fara geliso dhibaatooy inka ka jira dee gaanka Golweyn.
Xildhibaano iska casilay guddigii xiisadda Baraawe kadib markii ay la safteen…
Laba xildhibaan oo kala ah Maxamed Abuukar Cabdi iyo Maxamed Sheekh Bagadi oo ka mid ah aa guddi 10 xildhibaan ka koobnaa oo loo mag ac aabay inay soo baaraan waxa sababay dagaal kii Baraawe ayaa iska casilay guddigaas.
Labada Xildhibaan oo Shalay shir jara a’id qab tay ayaa xubnaha guddiga ku eede eyey in aysan dhab ka aheyn shaqada loo xil-saaray, sidoo kale waxay sheegeen in kulamadii dhacay ilaa hadda aysan waxa ba ka soo bixin.
Sidoo kale eedeynta ay xildhibaanadaan u jeed iyeen guddiga ay ka baxeen waxaa ka mid ah in la doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen, iyadoo ay kala ma qan yihiin xubnihii 10-ka ahaa ee la maga caabay, sidaas darteedna ay iska cas ila yaan xubinimada guddigaas.
Dhinaca kale, Xildhibaan Cabdiraxma an Cag aweyne oo laga soo doorto Galmu dug, gaar aha an Gaalkacyo ayaa ka had lay xiisadda dagaal ee ka taagan M/Bara awe, gaar ahaan guddiga xildhi baanada ah ee maalmo ka hor uu baaritaanka xii sad aas u magacaabay guddoomiye Sheekh Aad an Madoobe.
Xildhibaan Cagaweyne, oo shir jaraa’id qabtay ayaa in xubno guddigaas ku jira ay toos ula safna ayeen garab ka mid ah dhin acyada isku haya M/ Baraawe, isagoo dalbaday in guddigu ay soo ban dhigaan warbixin lagu qanci karo.
Sidoo kale wuxuu cadeeyey in dhankoo da ay ku qanacsan yihiin xubnaha guddiga ah ee xiisad daas baaritaankeeda loo xils aaray, balse ay isha ku hayaan cidii isku dayda inay cadiifadeeda kaga faa’iideysato warbixinta kiiskaas.
"Xildhibaanada walaalaheen ah waxaan rab naa in dadkooda ay dhexdhexaadnimo ugu gar-naqaan, Soomaalidu Shalay uma baahna in la sii kala qeybiyo, sidoo kale in guddigaan la duro wa an diidanahay inta ka horeysa inta uu ka soo qab anayo shaqadii loo diray, anigu hadda guddigaas kuma jiro, laakiin waxaan aad u sugeynaa warbi xinta guddiga oo meel ayaan u fadhinaa,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxm aan Cagaw eyne.
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magacy ada saraakiisha Alshabaab ee lagu bartilmaam eesaday duqayntii Jamaame
Dowladda Soomaaliyaa ayaa sheegtay in howl galkii ugu dambeeyay ee ka dhanka ahaa Al-Sha baab ee ka dhacay 16-kii June aagga Jamaame, uu ahaa guul wax ku ool ah oo laga gaaray daga alka lagula jiro Alshabaab.
Sida uu sheegay sarka al ka tirsan ciidanka xoogga dalka, duqeynta ayaa lagu bartilmaameesaday Aadan Cabdiraxmaan Aadan iyo ku xigeenkiisa Idiris Cabdiraxiim Nuur oo dhal asho ahaan ka soo jeeda Kenya.
Waxay dowladdu sheegtay in guud aha an Sha baabkii ku sugnaa goobta la weer aray ay ahaaye en 43 xubnood oo ay ku jire en dagaalamayaal loo diyaarinayay how lgal.Lama sheegin in ay we erarka ku geeri yoodeen saraakiisha bartilmaam eedka u ahaa, inkastoo uu jiro khasaare dhima sho iyo dhaawac ah oo ka dhashay weerar kaas.
Howlgalka ayaa lagu beegsaday goob ay ku shirsanaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaan 14 KM u jira degmada Jaama me ee gobolka Jubba da Hoose.
Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay in kul anka lagu qorsheynayay in lagu we eraro saldhi gga Baar Sanguuni oo fariisin u ah CX D iyo kuwa Jubb aland. XIGASHO:HIIRAAN.COM
Maxkamadda CQS oo amar dul dhigtay Ciidam ada ku sugan Degmada Ceeldhe er ee Gobolka Galgaduud.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa digniin u dirtay Ciidanka DFS ee ka howlgallada Degmada Ceeldheer ee G/Galgaduud D/G/ Galm udug si aanay dhibaato u ga arsiin Dadka rayidka ah iyo cii damada dhe xdooda.
Ciidamada howlgallada wa da ayaa loogu baaqay inay ka fogaadaan wax weliba oo da mbi ka dhal an kara isla mar kaana ay gutaan waajibaad ka ka saa ran howlaha loo igmaday waa sida uu ha dalka Xeer ilaaliyaha Maxkamadda CQS Gal mudug G/le Sare C/hi Maxamed Muuse Kayse.
Ilaalinta Amniga, Anshaxa Ciidanka iyo Dadka ayuu Xeer ilaaliye Kayse ugu baa qay in xoogga saaraan saraakiisha & Ciid amada ku sugan guud ahaan Deegaanna da DG Galmudug gaar ahaan Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.
G/le Sare C/hi Maxam ed Muuse Kayse Saraa kiisha Ciidamada Xeer ilaaliyaha Maxkamadda CQS D/G Galmudug ayaa sheegay in xabadaha aan ujeedka loo rideen la joojiyo si aanay wel wel loo gelin dadka deegaanka.
"Askarigii dambi galo isla xerada ayaa lagu ma xkamadeynaa, Ciidanku waxa uu leeyahay 3 Bu ug oo anshaxa askariga ku xusan, Askarigii dambi gala ee aad soo qaban weysaan idinkaa u xiran” ayuu yiri Xeer ilaaliyaha Maxkamadda CQS qa ybta Galmudug.
Maxkamadda CQS-d ayaa Xafiisyo kala duw an ka furatay Degmooyinka iyo Deegaannada ay gacanta ku dhigeen Ciidamada DFS si loola xisaa btamo askarta geysata dambiyada kala duwan.
IGAD oo Walaac ka Muujisay Xaalada Malaay iin qof oo ku nool Geeska Afrika
Dawladaha xubnaha ka ah urur gobo leedka IGAD oo shir ku yeeshay maga alada Nairobi ay aa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55 mil yan oo qof oo ku nool gobolka Gee ska Afr ika, kuwaas oo waajahaya xaalado cunto la’aaneed, nafaqo-darro iyo dhibaatooyin kale oo ka dhashay colaadaha iyo isbedel ka cimilada.
Agaasimaha xarunta saadaasha cimil ada ee IGAD Guuleed Cartan ayaa faah faain ka bixi yayxog aruurin ay sa meeyeen oo sheegeysay macl uusha kajirta dalal ka Afrika, isaga oo sheegay in ay sabab u tah ay colaada waddanka Ukraine.
Xaalada Malaayiin qof oo ku nool Dalalka Ge eska Afrika gaar’ahaan Sooma aliya , Itoobiya , Kenya iyo Suudaan IGAD ay sheegatay cuna yari da heysata haddii aan deg deg wax looga qaban ay Macluul isku beli karto. Xigasho:caasimadda.net
Macluumaad la xiriira: Socdaalka Korne yl Barre Hiiraale ee Gobolka Gedo
Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiira ale) oo horey uga tirsanaa Saraakiisha Cii danka Xoogga Dalka ayaa Axaddii gaaray Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.
Korneyl Barre Aadan Shire oo muddo oyinkii ugu dambeysa y ku sugnaa M/ Muq disho, lag ana hortaagnaa in uu ka dhoofo Garoonka Aadan Ca dde ayaan la ogeyn sida uu ku gaaray gobolkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in Korneyl Barre Hiira ale uu ku wajahan yahay Degm ada Baardheere, halkaas oo muddo billo ahi ay siyaasiyiinta reer Gedo ee mucaar adsan Madaxweynaha Jubbal and, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ku diyaarinayeen ciidan deegaanka ah, oo sida ay sheegeen ka qayb qaadan doona wejiga 2aad ee hawlgalka dalka lagaga saarayo maleeshiyada Al Shabaab.
Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Farta ag) oo ka mid ah Senatorada Aqalka Sare ee Ba arlamaanka Federaalka ayaa mar sii horreysay sheegay in ciidamadaasi aanay cid gaar ahi duula an ka ahayn, marka laga soo taggo in dalka ka xo reyn ayaan sida uu yiri cadowga ummadda Soo maaliyeed ee Al Shabaab.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Korneyl Barre Hiiraale uu qorsheynayo in ciidama daasi ay la ha wlgalaan Militariga Itoobiya, ee la filayo in ay ka qayb qaataan wejiga labaad ee hawlgalka. DFS ka ayaa kol hore xaqiijisay in ciidamo ka socda dalalka safka hore ay ka taageeri doonaan hawlg alkan.
Ilo wareedyadu waxay sheegayaan in Korneyl Hiiraale uu damacsan yahay in ciidamadaasi ay qabtaan Magaalada Bu’a ale ee Gobolka Jubbada Dhexe, oo ku ma gacaaban Xarunta D/G/Jubbal and, si mus taqbalka ay siyaasad ahaan ugula gorgort amaan Madaxweyne Axmed Madoobe.
Gudoomiyaha Degmada Luuq, Cali Ked iye Maxamed ayaa walaac ka muujiyay imaanshaha gobolka ee Barre Hiiraale, isa goona ku eedeeyay inuu doonayo in gobol ka uu ka abuuro garab 3aad oo ka baxsan labada garab ee hadda isku haya G/ Gobolka ayaa waxaa horey ugu sugnaa garab siyaasiyiin ah oo taageersan Maam ulka Jubbaland iyo garab kaloo ka soo horjeeda.
"Rag baa gobolka ka hortaagnaa Ax med Ma doobe, Dowladda Federaalka baa gogol nabade ed wadday, dib-u-heshiisiin taas baa la wada sug ayay, cid walbana ay sugeysay. Cid gobolka xoog ku soo geli karto ma jirto, cid jabhado ka abuuri karta na ma jirto.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Deg ma da Luuq.
Gudoomiyaha oo Warbaahinta la had lay ayaa yiri "Waan ka digaynaa, waan ka digaynaa, cid go oni wax u qaban karto ma jirto, cid jabhado abuuri kartana ma jirto, ta as nin kastoo isku dayo fashil baa ku imaa nayo, fashilkaasi ciddii isku daydaa baana jawaabteeda qaadaneyso.”
Barre Hiiraale ayaan weli ka hadlin uj eedka uu xilligan u yimid gobolka, marka la ga soo taggo in xubnaha ku dhow dhow oo laga soo xigtay in uu hoggaamin doono ciid amada lagu diyaariyay Ba ardheere. Imaanshihiisa gobolka ayaa ku soo aadaysa, maalmo uun ka dib markii Garo onka Garbahaa rey laga celiyay diyaarad uu la socday Gudoomi yaha cusub ee Madaxweynaha Jubbala nd u soo magacaabay gobolkaasi
Xigasho:-dhacdo.com
WAA KUMA CALI JEYTE CISMAAN?
CALI JEYTE OO CIIDAN LA SOCDA
Cali Jeyte Cismaan oo todobaadkan uu mada xweynaha maamul-goboleedka Hir-Shabeelle ka qaaday xilka guddoomiyenimada gobolka Hiiraan waa nin ay dadku ku barteen inuu aad ugu fooga naa dagaa lka Al Shabaab.
Wuxuu astaan u noqday abu uritaanka maleeshi yada macawisley oo uu gacan ku lahaa, wuxuuna Al Shabaab kula dagaallamay deegaanno badan oo gobolka ka mid ah. Xil ka qaadistiisa aragtiyo iyo dareen kala duwan ayaa laga bixiyey.
Haddaba qormadan waxaan ku eegayanaa noloshii Cali Jeyte Cismaan, gaar ahaan waxbar ashadiisa, shaqadiisii milateriga iyo sidii uu siya asadda ku soo galay.
Waxbarashadiisa
Cali Jeyte Cismaan wuxuu 1964kii ku dhashay Tuu lada Ceel Gaal oo dhowr iyo toban Kiiloo-mitir waqooyiga ka xigta magaalada Beledweyne.
Waxbarashadiisa hoose/dhexe iyo dugsiga quraanka ayuu halkaa ku soo qaatay.
Markii uu waxbarashada aasaasiga ah ku dha meeyey gobolka ayuu u hayaamay magaalada Muqdisho, halkaasoo uu ku qaatay waxbarashada dugsiga sare.Tacliintiisa sare wuxuu dhamayst irtay markii uu siyaasadda galay.
Shaqada Ciidanka
1980kii ayuu qortay shaqada ciidanka mila teiga, wuxuuna ka soo shaqeeyey qaybo kala duwan oo ciidanka dhexdiisa ah.
Sida ay BBC u she egeen dad aad u yaq aan na Cali Jeyte wux uu ciidanka ka gaaray ilaa iyo darajada 3 xidd igle (Kabtan).
Wuxuu kaloo noqday macallin ciidanka bara madaafiicda goobta, meelaha uu macallinka ka ahaana waxaa ka mid ahayd qaybta 26aad ee magaalada Hargeysa.
Sidoo kale meelaha u tababarrada ka soo bixi yey waxaa mid ahayd magaalada Beledweyne.
Wuxuu maleeshiyooyinka ka wacyi gelin jiray dagaallada Wuxuu maleeshiyooyinka ka wacyi gel in jiray dagaallada
Xilligii burburka
Xilligii dagaallada sokeeye ay dalka ka dhece en wuxuu Cali Jeyte aad isugu hawlay sidii dagaal lada sokeeye looga hortagi lahaa.
"Markii uu nidaamka dawliga bur buray wuxuu aad ugu ha wl anaa wacyigelinta maleeshiyooyin ka” ayuu yiri Maxamed Xuseen Colow oo ahaa kabtan ka tirsanaa milate rigii Soomaaliya.
Cali Jeyte iyo Siyaasadda
Siyaasadda wuxuu si rasmi ah u soo galay Cali jeyte Cismaan sannadkii 2004, gaar ahaan mar kii u dhamaaday shirkii lagu qabtay Mbagathi, Kenya ee madaxweynen imada lo ogu doortay C/hi Yuusuf Axmed.
Wuxuu Cali Jeyte ka mid ahaa mudan ayaa shii baaralamaan ka xil ligaas lagu soo dhisay Mbaga thi. Waxaa kale oo loo magacaa bay wasiir ku xigeenka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyooyinka.
Wuxuu xilalkaas hayey ilaa iyo intii ay xukunka kala wareegeen dawladdiisa xuku umaddii She ekh Shariif Sheekh Axmed sannadkii 2009.
"Muddadaas ka dib wuxuu dib ugu laab tay waxbarashada, isagoo magaalada Muq disho wax barasho jaamacadeed ka bilaa bay” ayuu yiri kab tan Colow. Cali wuxuu qayb weyn ku lahaa abu uri taanka maleeshiyada Macawisley
Qoraalka sawirka, Cali wuxu qayb weyn ku lahaa abuur itaanka maleeshiyada Macawisley
Markii uu tacliinta sare soo dhameeyey wuxuu dib ugu laabtay siyaasadda waxa ana ugu yaraan seddex goor loo magaca abay xilka guddoomiya ha gobolka Hiiraan, inkastoo mas’uuliyiin kalena xilliyadaas gudahooda xilkaas loo magacaabay.
Cali Jeyte waxaa muddadii sannadka ahayd ee u dambaysay ay dadku ku bart een, astaanna uu u ahaa, dagaalka u dha xeeya Macawisley iyo milateriga Soomaa liya oo dhinac ah, iyo dagaalla mayeyaasha Al Shabaab.
Khilaaf xoog leh ayaa muddadaas iyo ka horba dhex yaallay isaga iyo hogaanka Hirshabeelle, kaasoo la xiriira saami-qa ybsiga siyaasadeed iyo kan dhaqaale ee maamulkaas.
Laakinse Maxamed Xuseen Colow oo BBC u sheegay inuu kala shaqeeyey Cali Jeyte arrimaha ku saabsan la dagaallanka Al Shabaab wuxuu ku tilmaamay inuu ya hay "nin cid kasta la macaamili kara oo aan isla weynayn, kuna fiican isku xirka bul shada
Xildhibaano si adag u diiday go’aankii Xawa adle, taageerayna in la eryo Jeyte
Xildhibaano heer federaal ah oo ka soo jeeda G/Hiiraan ayaa diiday go’aankii Habeen hore ka soo yeer ay xildhibaanada heer federaal ka soo jeeda bee sha Xawaadle, kuwaas oo sheeg ay inay ka go’aan HirShabeelle oo ay dhisanayaan Hiiraan State.
Xildhibaanadaan Madaxweynaha HirShabeelle ku taageeray xil ka qaadistii guddoomiye Cali Je yte oo aad ay uga xumaatay beesha Xawaadle.
14 xildhibaan oo u badan beelaha Gugundhabe iyo Dir oo Xawaadle la dega Hiiraan ayaa ku saxi ixan war-saxaafadeedka Shalay loo akhriyey war baahinta, waxaana lagu soo dhaweeyey magacaa bidda guddoomiyaha cusub.
Bayaankaan ayaa aad loogu adkeeyey in Hir Shabeelle ay tahay dowlad goboleed jira oo ka arrimiya G/Hiiraan iyo Shabeellada Dhe xe, isla markaana aan gorgortan laga geli doonin jiritaan ka iyo midnimada maamulkaas.
"Hirshabeelle waxay ku dhisan tahay dastuur iyo heshiis bulsho, madaxda HirShabeelle waxay magacaabi karaan ama xilka ka qaadi karaan masuuliyiinta heerarka kala duwan, guddoomiya ha gobolka Hiiraan waxaa xilka u dhiibi kara kana qaadi kara madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle, sida ku cad dastuurka,” ayaa lagu yiri bayaanka xildhibaanada Hiiraan ee heer federaal.
Sidoo kale bayaankaan waxaa Cali Jeyte looga codsaday in si xil-kasnimo leh uu masuuliyadda u wareejiyo, iyagoo aad u soo dhaweeyey magacaa bidda guddoomiyaha cusub ee lagu beddelay.
"Waxaan dowladda HIrShabeelle ugu baaqey naa inay dardar geliso dagaalka Al-Shabaab iyo xalinta khilaafaadka bulshada, sidoo kale reer Hiiraan waxaan ugu baaqeynaa inay ilaashadaan midnimadooda,” ayaa lagu yiri bayaanka xildhiba anadaas ka soo baxay.
Hadalka xildhibaanadaan wuxuu ku soo aaday aa xilli Habeen hore ay hadleen xildhibaanada Xawaadle oo si cad u sheegay inay Hiiraan ka go’day Hir Shabeelle, isla markaana ay dhisa doonaan maa mul cusub, iyagoon wax tix gelin ama la tashi ah siin masuuliyiinta beelaha kale ee Xawaadle la dega gobolka Hiiraan.
Sidoo kale Cali Jeyte ayaa si cad u diiday xil ka qaadista lagu sameeyey wuxuuna xirtay G/Hiir aan oo ma jirto cid uusan ogoleyn oo tegi karta, balse waxaa Beledweyne kula sugan Yuusuf Dab ageed iyo guddomiyaha cusub ee lagu beddelay.
NIN FAAFIN JIRAY MUUQAALLADA GABDHAHA QAAQAAWAN OO XABSI DAA’IN LAGU XUKUMAY
Wiil dhalinyaro ah oo in ka badan 100 gab dho ah u galmooday, ka dibna aflagaade eyay ayaa la gu xukumay xabsi daa’in.Arrintan ayaa ka dhacday Nagercoil, Tamil Nadu Nin kan dhalinyarada ah ayaa magaci isa la yiraahdaa Kashi. Kashi wuxuu uu khiyaameeyay gabdhaha yaryar, ardayda dugsiya da iyo kulliyadaha Tamil Nadu iyo Bangalore.
Gabdhaha da’da yar ee uu dhib ka u geystay waxay ka badnaayeen boqol. Xiligaas waxaa ba raha bulshada lagu faafi yay muuqaalo oohin ah oo laga soo duu bay dumarka qaarkood oo loo hanjabay oo uu Kashi ku madoobaynayo.
Waxay dhali say muran badan iyo xiis ad. Sida laga soo xigtay bilaysku, wuxuu haystay in ka bad an 1900 oo sawir oo qaa wan oo haween da’yar ah iyo in ka badan 300 muuqaallo oo qaawan oo ku jira taleef ankiisa gacanta.
Xukunka kiiskan ayaa lagu dhawaaqay Arbaca dii taarikhdu marakay aheyd 14. Garsooraha Max kamadda Joseph Joy ayaa Kashi ku xukumay xabsi daa’in sida uu qabo qaybaha 376(2), 354 C iyo 506(22) ee xeerka ciqaabta Hindiya.Sidoo kale waxaa lagu ganaaxay lacag dhan hal lakh rupees. .
HAMABALYO KU DHIHIMAA!!! FAALLO.
Ku.Taliyaha Xoogga Dalka Jan.Ibrahim Sh. Muxudiin. Hambalyo ku dhihi maa ilaa aan ar ko xilka laguu dhiibay sida aad u gudato.
Waan ogahay in aad leedahay Aqoon iyo karti aad waajibka aga ku gudato. Waxa ad Sarkaal aheyd la ga soo bilaabo wakht igii kacaanka ilaa Shalay, Janaraal nimada ada wadda dheer ayaad u soo martay.
Waxaan kaa sugeeynaa in aad Cadaa lad wax ku maamusho, xaqa Asgarigana aad dhoowrto nolosha dhibanaha ciidanka ahna aad daryeesho. Muddo dheer ayaan is naqiin.
Ogow ummaddu waxa ay qiimeey doon taa wax qabadkaaga ciidannimo, xirfada ada Ciidan ha siyaasadeyn.
Waxaan kuu rajeeynaa Guul.Waddada suuban Allaah ha kugu toosiyo. Qore:- Yahya Amir .
SOCDAALKII DHEERAA EE 17 MAGAA LO. SUBAXAAN IYO
SOMALI NABAD AH.(FAALLO).
1.Shalay waahiirkii waxaan ka soo jarmaa day BOORAME, Banaanbaxyo is diidan ayaa ka socday.
2.HARGESO, ayaan imid Dorashaa la isku heystay.
3.LAASCAANO, ayaan imid Dagaal culus ayaa ka socday.
4.BOOSAASO, ayaan tagay Go’aankii Da acish iyo Ganacsatadaa isku qataarnaay.
5.GAROOWE, ayaan imid, Khilaaf doorasho iyo Jid xirashaa ka jirtay.
6.GAALKACYO, ayaan imid dhagahaa taagnaa maxaa soo yeeri doono.
7.CADAADO, ayaan imid Galbeedkeey iska fiirin ayeen.
8.Koofurta GALGUDUUD, ayaan imid, food daa la isla galay.
9.HIIRAAN, ayaan ku leexday.Cirka iyo dhulkaa xi ran, meel aan ka galaan waayay waana ka soo no qday.VISA-na male.
10.JOWHAR, ayaan imid Degmooyinka Gobalka kuli dhiilaa laga soo sheegayay.
11.XAMAR,ayaan imid Luqyadaa la iska fiirinayay
12.WANLAWEYN, ayaan tagay, Geeleey iyo Goo fleey ayaa Siyaasad ku dagaalam ayay.
13.BARAWE,ayantagay Balaayaa la saadalinayey
14.BAYDHABO,ayaan tagay, Xuduudeedu dhu feyska maanya fuulka ma dhaafsan eyn.
15.CEEL BARDE, ayaan tagay Cola ad Bil caan ka bilaabataa leeysugu bir tumana yay.
16.GEDO, ayaan u gudbay Siyaasiyiin wa awee yn ayaa Seban ku rarnaa.
17.KISMSYO, ayaan u gudbay Difaac aan Darbi aheyn ayaa ku wareegsanaa. Subax aan iyo So mali heshiis ah Nabadna ah. FG.Aan xisaabtan ee, Horta yaa Dabka na la daba joogo, ma Anna gaa mise waa um madda kale.Allow Nabad Som ali ka dhig Aamiin.
Qore: -Yahya Amir .
MAXAAD KA TAQAANNAA JANARAAL JIMCAALE JAAMAC TAKAR IYO CIIDAMADA UU HOGGAAMINAYO?
Janaraal Jimcaale Jaamac Takar
XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK
Qeybo ka mid ah magaalada Garowe ee xar unta maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa la sheegayaa in laga maqlayo dha waaqa hub culus.
Weriyeyaal iyo dad magaala da deggan oo la hadlay BBC ay aa tibaaxay in dhawaaqa hub la maqlay uu yahay mid ay tijaabo ahaan u ridayaan ciidamo gadoodsan oo kasoo horjeeda in la furo dastuurka maamulka.
Ciidamadan ayaa ku sugan aagga jidka sodd onka ee magaalada. Sidoo kale, ciidamo kale oo ku wa dowladda ah ayaa lagu arkayaa qeybo wad ooyinka muhiimka ah ee magaalada, xarumaha dowladda iyo tan baarlamaanka.
Barlamaanka oo fadhigooda caadiga ah fur may toddobaadkii hore ayaa Shalay shir ku leh xaruntooda.
Haddaba maxay yihiin ciidamadan?
Ciidamadan ayaa waxaa hoggaaminaya Janar aal Jimcaale Jaamac Takar, waxayna la baxeen Danab. Guutadan uu xukumo Janaraalka ayaa ah guuto ka soo qeyb qaadatay dagaallada Puntland.
Ciidankan ayaa isugu jira guutadii uu hoggaam inayay Janaraal Jimcaale Jaamac Takar iyo ciida mo kale oo deegaanka ah.
Waxay ka soo dagaallameen buuraha Galgala. Sidoo kale waxay ka soo dagaallameen dhinaca Suud, Garamaal iyo Garacad markii ay al-Shab aab soo weerari jirtay Puntland. Tirada ciidamad an ayaa waxaa lagu qiyaasaa lix ilaa iyo toddobo boqol. Marka laga soo tago qoryo gacmeeyada ciidankan ayaa wata toddobaatan iyo siddeetan tigniko. Mareykanka oo ka hadlay diyaaradaha dagaalka ee Shiinaha iyo dalkiisa oo hawada fo odda isdaray
Waa kuma Janaraal Jimcaale Jaamac Takar?
Burburkii dowladdii Soomaaliya ka hor waxa uu ka mid ahaa guutadii 21-aad ee Dhuusamareeb ku sugnaa.
Waa uu ka mid yahay saraakiishii ciida madii dowladda Soomaaliya ee burburkii ka dib aadka uga dhex muuqday jabhadihii iyo ciidamadii kala duwanaa ee Puntland.
Waxa uu la soo shaqeeyay dowladihii kala du waanaa ee Puntland. Waxaa xilkan u magacaab ay madaxweynihii hore ee Puntland Cabraxmaan Faroole waxaana markaasi loo dhiibay ciidamo la gu soo tababaray Uganda iyo Itoobiya.
Dadka qaar sida ay sheegeen waxa uu ka gad oodsan yahay arrimo la xiriira xaqu uqo kala duw an oo uu la sheegay inuu dowladda ka rabay ba lse ka waayay hadd ana waxaa dhacday in arrimo la xiriira siya asadda loo adeegsaday oo ciidanka qaarkii ay ka amar qaataan qaar ka mid ah siya asiyiinta inkasoo aysan si rasmi ah u caddeysan.
Janaraalka iyo ciidamadiisa ayaa waxa ay ka mid ahaayeen ciidamadii ka dagaal galay La ascaanood oo weliba uu dagaallo qaraar ku galay oo kagna kaga dhinteen. Sidoo kale qaar ka mid ah ciidamadii uu xukumay ayaa waxaa maxaa maxabiis ah aan u qabtay Somaliland.
Kaddib waxa uu u soo ruqaansaday Garowe oo hadda ku sugan yahay isaga iyo ciidamadiisa ku gadoodsan dowladda Maamul Goboleedka Puntland. XIGASHO:-BBC
MINNEAPOLIS: MAXAA LAGA OG YAH AY NINKA XILDHIBAANKU DHALAY EE KU EEDE YSAYN DILKA GABDHAHA SOOMAAL IYEED?
Derick XIGASHADA SAWIRKA,MN CRIME
Gabdhihii saaxiibbada ahaa ee habe enkii Jim cihii ku dhintay shil gaari ayaa Shalay lagu aasi doonaa magaaladda Min neapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Marey kanka. Waxaa aaskooda ka qeyb geli doona tiradii ugu badneyd, iyadoo bulshada M/ Minneapolis aad ugu baroor-diiqa yaan dhacda dan ay shanta qof hal mar ku wada geeriyootay.
Waxaa la fasaxay dugsiyada Qur'aanka, iyo go obo kale oo ay bulshadu isugu tima addo.
Xarunta Islaamka ee Dar Al Farooq ay aa gab dhahan ku sheegtay inay kala ahaa yeen Sabir iina Cali, Sahra Geesacadde, Salma Cabdulqaa dir, Sagal Xirsi iyo Siha am Aadam.
Gabdhahan ayaa abbaaro 10 pm, habe enkii Ji mcihii ka tegay Karmel Mall oo laga dukaameysto, ka dib markii ay halkaas cillaan kasoo marsadeen si ay uga qeyb galaan arooska saaxiibaddood oo dhici lahaa Sabtidii.
Muxuu yahay ficilka uu sameeyay duul iyihii diy aaraddii Dorraad burburtay ee saba bay dhima shada badan?16 Jannaayo 2023
Goobta xiray
XIGASHADA SAWIRKA,NYT
Waxay kaddib usoo bax een inay soo duk aame ystaan, kaddibna waxaa gaarigooda ku dhacay gaari xawaare sare ku socday, dhammaantoodna halkaas ayay ku wada geeriyoodeen.
Darawalka gaariga ayaa xawaare dheer ku socday waxaana cayrsanayay oo uu ka baxsana yay gaari booliis, sida la sheegay.
Dad ku dhintay shil tareen oo ka dhacay Masar
26 Maarso 2021
Waa kuma ninkan?
Inkastoo booliisku aysan si rasmi ah u magac aabin darawalkan watay gaariga nooca SUV ee dhimashada gabdhaha sa babta u ahaa, haddana ilo ayaa ku tilma amay inuu yahay Derrick John Thompson.
Ninkan ayaa la sheegay inuu dhalay John Thompson ooh ore xildhibaan uga ah aa Minne sota. Isla markii lama qaban shi lka kadib balse daqiiqado kadib ayaa la soo qabtay.
Ninkan oo da’diisa lagu sheegay 27 jir, ayaa la sheegay inuu dhaawac soo gaaray haatanna lagu dabiibayo isbitaalka.
"Waxaan rajeynayaa inay isku dayi doon aan wax walba oo ay caddaaladda ugu ke eni karaan qoyskan iyo bulshadan.'" Ayuu yiri Agaasimaha Masjidka Dar Al Farooq, Khaalid Cumar, oo warb aahinta la hadlay.
Minnesota XIGASHADA SAWIRKA,SAGAL XIRSI (BIDIX), OO 19 JIR AHAYD, IYO SIHAAM AADAN OO 19 JIR AHAYD Qoraalka sawirka,
DAR AL FAROOQ CENTER
Waxaa la sheegay inaysan ahayn mar kii ugu horreysay ee Derrick uu ku lug yee sho shil gaari.
Bishii September 2018 ay uu k uku lug lahaa shil gaari, oo uu qof ku dhintay dhowr kal ena ay ku dhaawacmeen kaasoo ka dhacay xaafa dda Montecito, sida laga soo xigtay waaxda bool iiska dembiyada ee MN CRIME. Wuu qirtay demb igaas waxa ana lagu xukumay siddeed sano oo xabsi ah sanadkii 2020.
Balse lama oga in markan shilka uu dhacayay uu damaanad bannaanka ku joogay iyo in kale. XIGASHO:-BBC
GABADHII UU KU BARBARTAY DHAQ TARKA 'LAMA TAABTAANKA AH' IYO SIDA UU NOLOSHEEDA UGU DHEELAY
Scotland Leann Sutherland waxay ahayd 21 jir waxayna ka caban jirtay madax xanuun daran, markii mid ka mid ah dhaqaat iirta qalliinka ugu waaweyn dal ka Scotland uu usoo bandhi gay inuu qalliin ku sameeyo.
Waxaa loo sheegay inay isbitaalka ku jiri doonto maalmo yar isla markaana ay 60% fursad u heysato inay caafimaaddo. Taas beddelkeed, bilooyin ayay isbitaalka ku jirtay markii dhaqtar Sam Eljamel uu ku sameeyay todd obo qalliin.
Dhaqtarkan oo madax u ahaa waaxda qalli inka neerfaha ee Adeegga Caafimaadka Qaranka Britain ee gobolka Tayside ee Scotland, ayaa la sheegay inuu muddo sanado ah dhibaato u gey sanayay bukaanno.
Xarunta NHS ee Tayside ayaa sheegtay inay keliya ka war heyso dacwadaha loo heystay laga soo bilaabo June 2013, isla markaana xilligaas ba ari taan lagu sameeyay.
Si kastaba, qof ka tirsan NHS ayaa BBc-da u xaqiijiyay in guddiga caafimaad ka ay ogaayeen tan iyo sanadkii 2009 in walaac xooggan laga qa bay dhaqtarkan.
BBC Scotland ayaa la hadashay ilaa saddex dhaqaatiirta qalliinka ah oo la soo shaqeeyay Elja mel. Saddexdoodaba wa xay sheegeen inuu ku jeesjeesi jiray dad ka, isla markaana ay usuurto gali jirtay inuu ka baxsado wax walbo isagoo dhib aato u geystay bukaanno.
Minneapolis: "Waxaan weynay xiddigo usoo kacayay bulshada"
"Waxaan ahaa doofaarkiisa"
Leann Qoraalka sawirka,
Leann si buuxda ayay u shaqeyne ysay iyadoo dibadda fasax u raaci jirtay saaxiib badeed
Ka hor qalliinkeeda 2011, Leann si buu xda ayay u shaqeyneysay iyadoo dibadda fasax u raaci jirtay saaxiibbadeed, balse madax xanuun ayaa daashaday.
Eljamel, oo loo aqoonsanaa dhaqtarka qalliin ka neerfaha ugu fiican Scotland, ayaa u xaqiijiyay inuu caawin karo. Hal qalliin ayuu u sheegay inuu ku sameynayi isla markaana ay maalmo yar kadib guriga aadeyso.
Waxaa kale oo uu u sheegay inuu ka saari doo no qalfoof yar oo madaxeeda ka mid ah si cada adiska xanuunka uga yara ado iyo inuu isticmaali doono nooc cusub oo koollo ah oo u uku daboolo dhaawaca.
"Nasiib-darro, si fiican uma daboolmin wuuna dillaaci jiray dhaawaca," ayay Le ann u sheegtay BBC.
"Dhaawaca ayaa dillaacay dheecaanka mas kax da ayaana ku quban jiray dhaba rkeyga," ayay tiri.
Leann ayaa sheegtay in hooyadeed ay u tagt ay Eljamel kana codsatay inuu xaalkeeda eego, markaas oo haddana qalliin kale lagu sameeyay.
Leann ayaa bilooyin ku jirtay isbitaalka. Waxaa ku dhacay jadeeco iyo xanuunno kale. Leann ay aa haatan ogaatay inuu koollada u adeegsanayay tijaabo uu sameynayay. "Inuu tijaabo igu dul same eyo, taasi waa waxa aan sameynayay ," ayuu yiri.
"Waxaan ahaa doofaarkiisa."
Markii Leann ay isku dayday inay shaqaalaha u cabato waxaa loo sheegay in Mr Eljamel uu nol osheeda badbaadiyay. Looma sheegin inuu baar itaan wajahayo, iyo in markii dambe lagu qasbay inuu shaqada isaga tago.
Keliya markii ay aragtay warbixin ay dhowaan sameysay BBc ayay ogaatay inaysan keligeed ahayn.
Leann haatan waa 33. Xanuun joogto ah ay ay wajaheysaa. Ul ayay ku taagsataa markay ay soocneyso waxaana ku jirta tubbo - called alagu magacaabo shunt – oo xakameyneysa dheecaan ka dhabarkeeda.
"Wax walba way is beddeleen," ayay tiri. "Riyad eyda waxay ahayd inaan sarkaal booliis noqdo taasina weligeed ma dhici doonto.
"Taas ayaan la daalaa dhacaa, inaadan awoo din inaad yeelato xirfaddii aad doon eysay, inaad an saad doonto u noolaan, inaadan carruur dhali karin.
"Waxyaabo badan ayaa la iga qaaday anigoon wax shaqo ah ku lahayn."
Leann waxay ka mid ah tahay 100 buk aan oo doonaya in wax laga weydiiyo dhib ka uu Mr Eljamel geystay.
Dhaawaca uu iyada iyo bukaanno kale u gey stay waxba lagama qaban karo balse waxay doon beysaa in waaxda caafim aadka ay qaadato mas ’uuliyadda iyo in dhaqtar kale oo qalliin uusan dhibaa tadan oo kale geysan.
"Waxaan moodayay inaan keligey ahay, ma oge yn inay jiraan 99 qof oo kale,"ayay tiri.
"Ma garan karo sida uu dhiigga gacmih iisa uga masaxo uuna aayar guriga isag aado."
Qof sirtiisa sheegay
Eljamel Qoraalka sawirka,
Sam Eljamel wuxuu ahaa madaxa waaxda qalliin ka neerfaha ee Isbitaalka Nin ewells ee Dundee
Mr Eljamel ayay NHS Tayside shaqada ka joojisay ka dib qiimeyn bannaanka iyo gudaha oo lagu sameeyay sanadkii 2013 wu xuuna aaday Libya si uu uga shaqeeyo.
Markii ugu horreysay, saddex qof oo la shaqee yay Mr Eljamel ayaa la hadlay BBC.
Mark, ma aha magaciisa saxda ah, wuxuu she egay inuu haatan hadlayo sababtana ay tahay in uu ka baqayo in waaxda caafimaadka aysan wixii hore casharro ka baran.
"Markii hore ayaan walaaceyga gudbiyay balse waa lay aamusiiyay," ayuu yiri.
"Qeyb iga mid ah waxay dareemeysaa eed ah inaan waxba sameyn [wax badan] arrinta balse waan cusbaa.
"Waxaa naloo sheegay inaynaan weligeen tab abar heleynin."
Wuxuu sheegay in kalkaaliyeyaasha, dhaqaa tiirta qalliin ee waaweyn iyo maamuleyaasha ay ogaayeen ugu yaraan in horraantii 2009 uu Mr Eljamel uu joogto uga maqnaa isbitaalka isagoo shaqooyin gaar ah soo qabsan jiray xilli la doon ayay inuu bukaanno qalliin ku sameeyo.
Mark ayaa sheegay in si toddobaadle ah uu Mr Eljamel dhaqaatiirta cusub ee qalliinka uu keligood uga tagi jiray inay qalliin ku sameeyaan dhaqaatiir.
"In dhaqtar cusub aad uga tagto inuu qalliin sameeyo adigoo xitaa aan dhismaha joogin waa dayacaad," ayuu yiri.
'Lama taabtaan'
Mark ayaa dib u milicsanaya xilli uu eegayay dhaqtar cusub oo qallliin ku sameynaya bukaanka Mr Eljamel markaas oo dhaqtarkii howsha ku cus baa uu si kama’ ah u jaray laf-dhabarta bukaanka.
Wuxuu sheegay in dheecaanka dhabar ka uu "qubanayay" isla markaana isaga iyo dhaqaatiir kale loo diray inay soo raadiya an dhaqtar weyn. Bukaanka wuxuu noqday mid gebi ahaanba curyaan ah.
Saddexda dhaqtar ayaa sheegay in Mr Eljamel uu diiday adeegsiga raajada X-rays sababtoo ah wuxuu ahaa nin qallaf san laca ayayna taas u bad baadineysay.
Waxaa loo maleynayaa in sababtaas darteed uu ugu yaraan 70 bukaan qalliin uga sameeyay meel khaldan oo dhabarka ah, taasoo keentay in ay curyaan noqdaan.
Mark ayaa aaminsan in mid ka mid ah sabab aha uu Mr Eljamel u ahaa "lama taabtaan" ay tah ay inuu lacag badan soo gelin jiray waaxda isa goo sameyn jiray mas


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO20-KA JUUN 2023-KA
..