Riwaayadda Madaxtooyada Somaliya.=FAALLO=

0
Sunday June 18, 2023 - 15:55:45 in Wararka by
  • Visits: 1070
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Riwaayadda Madaxtooyada Somaliya.=FAALLO=

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

1.sida ay u dhaqmaan marka ay Madaxda la joogaan.

2. Sida ay u dhaqmaan marka aynan Madaxda la joogin.

( Xirfaddahaa Kaadir Laba Wajiilayaasha isticmaalo waxaa ka mid ah: Xubno Xisbi, Kaadariin Urur, Jilayaal Siyaasadeed, Agaasimayaal ooman, Qurba joog Quud raadis ah, Sarkaal Salabku ku cusubyahay, Borotakool Beenaale ah, Sawir qaade Safar gaad ah, Wariye wareersan, La Taliye Taladiisii Tashwiish loogu furay, xildhibaan Beeleed Xuurteysan, Wasiir Madaxda ka waardiyeeyo kuwii Bulshada wax u tari lahaa, Haween Howshoodii laga habsaamiyay, Duub dumiye Dambiil wato ah, Dhalinyaro dhugta ka dhacday, Diblomasi darajadiisa aan Fahmin, iyo… )

Shaqada ugu muhimsan ee kooxdaa Shaqaalahaa laga rabo, waa Marin habaabonta iyo Sawir Xumeynta Madaxda.

Jilayaashii Afrikaanku, waxa ay ku soo koobeen Riwaayaddii, Sadax Sawir oo kaliya:

1. Jilayaashu, Marka ay Madaxda la joogaan (F.S:1aad)

2. Jilayaashu, Marka aynan Madaxda la joogin (F.S: 2 & 3aad).

Qore:- Yahya Amir





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip