HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AKHAMIIS 15-KA JUUN 2023-KA

1
Thursday June 15, 2023 - 08:02:10 in Wararka by
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AKHAMIIS 15-KA JUUN 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xasan Sheekh Iyo Lafta-Gareen Oo Wad ahadal Ka Yeeshay Dagaalka Baraawe

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamu lka Koofur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa wadahadal gaar ah ka yeeshay xiisada colaadeed

ee ka taagan magaala da Baraawe ee gobol ka Sh.hoose. Xildhiba an Cali Siciid Fiqi ayaa kulankii Shalay ee baa rlamaanka ka sheegay in Xasan Sheekh iyo Laf ta-gareen ay kulan gaar ah ka yeeshene sidii loo dajin lahaa xiisada, waxaana ay ku balameen in wadahadal toos ah ay ku yeeshaan Muqdisho.

Xildhibaan Cali Siciid Fiqi oo ah mudane ka tirs an baarlamaanka ayaa kulanka ka sheegay jirit aanka wadahadalkaasi, wuxuuse walaac ka muuji yay xirnaanshaha garoonka diyaaradaha magaa lada Baraawe.

"Madaxwe yne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Lafta Gareen wadahadal ayey ka galeen xiisada Baraawe,laakiin weli waxaa xiran Garoonka Diya aradaha Baraawe” ayuu yiri Xildhibaan Fiqi.

Si kasta, fadhigii Shalay waxaa hareysay dood culus oo salka ku heysa xiisada magaaladaasi, waxaana jiray xildhibaano kasoo kala jeeda be elaha halkaasi isku haya oo isugu hanjabay kulankii mudanayaasha ay yeesheen.

Guddoomiye Sh.Aadan Madoobe oo shir gud doomiyay kulanka 5-aad ee kalfadhiga 3aad ee BJFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJ FS Md. Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay shir guddoomiyay Kalfadhiga 3aad Kula nkiisa 5-aad ee ajandihiisu ahaa hadal jeedinta warbixinta Guddoomiyaha Gola ha Shacabka kulamadii aan ca adiga aheyn ee Guddiga Joogt ada ee Golaha Shacabka BJFS iyo akhrinta koowaad ee Hindise Shar ciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka.

Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddo omiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Mar wo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, waxaana marka hore mooshin ku saabsan warbixin magalada Bar aawe soo jeediyay 16 Xildhibaan, si loo qaboojiyo xiisada colaadeed ee ka tagaan Caasima dda maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaana uu Guddoomiye sheekh Aadan Mado obe sheegay in loo saari doono guddi warbixin ka soo diyaariya.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hadal ka jeediyay fadhiga Shalay ayuu kaga hadlay qod ob muhiim ah oo ay ka mid yihiin in wax ka bedel lagu sameeyo dastuurka inta lagu guda jiro kal fadhigan 3-aad, waxaana uu sheegay in 7aadkan Gudigga Joogtada ay la shireen Ra’isul Wasaara ha XFS, iyagoo iska xog-ware ystay wada-shaqe ynta iyo sidii loo bilaabi lahaa kor joogteeynta iyo la xisaabtanka hay’adada dowladda, waxaana ay isla qaateen in Golaha Wasiiradda mid mid loogu yeero lana bilaabi doono todobaad yada soo aad dan su’aalooyinna lagu weeydiin doono Golaha hortooda.

Dhanka kale fadhiga Golaha ayaa looga had lay akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaq aalaha Rayidka ee Dowladda oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaq ada iyo Shaqa alaha XFS.Xildhibaannada GSh BFS ayaa dood dheer ka yeeshay xaquuqda dad ka ka tirsan shaqaalaha dowladda mar ka ay how lgabka noqdaan.

Sheekh Shariif oo farriin Deg-deg ah u diray Dowladda iyo Maamulka K/Galbeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay dagaaladii ka dha cay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabee llaha Hoose ee u dhexeeyay ciidamada Milateriga dowladda iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koo nfur Galbeed.

Sheekh Shariif oo Qoraal ku soo qoray bartiisa gaarka ah ayaa waxa uu marka tacsi u gu diray Ehellada dadkii ku ge eriyo oday dagaalada labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socday Baraawe, isagoo caafi maad deg deg u raj eeyay dadka ku dhaa wacmay.

Shariif ayaa waxa uu nasiib darro aad u wayn ku tilmaamay in ciidamada Xoogga dalka iyo Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ku dag aallamaan Baraawe oo uu sheegay in Al-Shabaab hareeraheeda joog aan, shacabkana ay ay ka qaxaan guryahoodii.

"Dowladda Fedraalka iyo Dowladda Ko onfur Galbeed waa inay si’ deg deg ah u xalliyaan xiis adda Magaalada Baraawe” ay uu yiri Madaxwey nihii hore ee Soomaaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamay daga aladii dhacay.

Sidoo kale waxaa intaas hadalkiisa kusii daray Sheekh Shariif "Waa in xoogga lab adan ciidan loo jiheeyo la dagaallanka Al-Shabaab, ma ahan wax la aqbali karo waa na in laga hor tago in mar kale ay qaxaan Shacab Soomaaliyeed.

Ku dhawaad 15 qof oo ku jiraan dhinacy adii ku dagaalamay magaalada Baraawe iyo dad shac ab ah ayaa ku geeriyooday dagaaladii halkaasi ka dhacay, halka dhowr qof kalena ay ku dhaawacm een, wel ina waxaa taagan xiisada u dhexeeysa ciidamada oo is hor-fadhiya

Safiirka Soomaaliya Ee Itoobiya Oo War qadihi isa Aqoonsi U Gudbiyay Demeke Mekonnen

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa Amb. C/llaahi Warfaa ka guddoontay nuqul ka mid ah waraaqihiisa aqoonsiga Danjirnimo.

Danjire Warfaa ayaa la fil ayaa in maalmaha soo so cdo si rasmi ah waraa qihiisa aqoonsiga ugu wareejiyo Madaxw eynaha Itoobiya Sahle-Work Zewde.

Waa safiirkii u horreeyay ee dowladda Madax weyne Xasan Sheekh ay mag acawdo muddo san ad oo Xafiiska joogo.

waxay tani soo gabagabeyneysaa mud do san ad oo aanay Soomaaliya Safiir ras mi ah u joogin dalkaas, ka dib markii Safiirkii Addis Ababa Jen. C/hi Ilka-Jiirka mid noqday Wasiirada Xukuuma dda Ra’I isul Wasaare Xamse.

Hay'adda Duulista Rayidka oo soo saar tay go' aan farxad galinaya Soomaa lida haysata Baas aborada Ajinabiga

Hay'adda Duulista Rayidka Soomaali yeed ay aa shaaca ka qaaday inaan wax Viso ah looga baahneyn iney horay u soo qaataan Soomaalida haysata baasaboora da dalalka Shisheeye, taa ba dalkeedana dal ku galka lagu siinayo garoomada ku yaala gudaha dalka. Talaabadaan ay ku dhawa aqday hay'a dda Duulista Ray idka Soomaaliyeed ayaa ah mid si gaara u farxad galineys a dadka Soomaalida ah ee wata baasaboorada ajinabiga ah.

"Hay’adda Duulista Rayidka Soomaal iyeed (SCAA), waxay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo cidda ay quseyso; inan wax fiiso ah looga baahneyn inuu horay usoo qaato qof kasta oo Soom aali ah ee sita Baasaboor kas ta iyo goob walba oo ka soo dhoofayo, waxaana fii saha lagu siinaya garoommada Dalka (vis as on arrival)” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soo maaliyeed.

Soomaali badan ayaa horay dhibaat oyin kala kulmay safaradooda diyaaradaha Caalamiga, kuw aas oo safaradooda looga reebayay dalka ku gal ka diyaarada u so cda magaalooyinka dalka.

Si kastaba ha ahaatee Dorraad ayay ahe yd ma rkii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiy addaha Sooma aliya ay soo saartay Warsa xaafadeed kan la mid ah oo ay ku caddey neysey inaysan jiri karin diya arad ka soo tagi karta ama diidi karta iney qaado qof kasta oo asalkiisu yahay Soomaali heysat ana Baasaboor ajnabi ah dunida meel kas ta uu ka yimaado.

Mahdi Guuleed: Muuse Biixi wuxuu yidhi ma jirto meel Soomaali ku kala tagi karto

Raysal Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa madaxweynaha Somaliland usoo jeediyay eedo ay kamid yihiin in uu aqbalay in Somaliland la midowdo Soomaaliya iyo in uu cods aday in lacagtii suuqa Waaheen akown gaar ah loogu shubo.

Mahdi Guuleed oo hada ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa Madaxwey ne Biixi ku eedeeyay in kadib markii uu ku guulay stay doorashadii 2017, uu Madaxweyne Farmaajo u sheegay in loo baahanyahay in midnimadii la soo celiyo.

"Waxa uu ku yidhi Soomaali way gum owday, waxaynu u baahanahay in aynu Soomaali daba qabano, ma jirto meel ay Soomaali ku kala tagi kartaa" ayuu yidhi Xildhibaan Mahdi Guuleed oo waraysi gaar ah siiyay MMTV.

Waxa uu madaxweynaha ku eedeeyay inuu yahay shakhsi maalinta ay xaaladu ku adagtahay na soo wici jiray Madaxweyne Farmaajo, oo uga sheekayn jiray Soomaali jacayl, marka ay arri muhu iskugu toosan yihiina aan cidna aqoon.

Waxa uu Biixi ku eedeeyay in kulan uu Addisa baba kula yeeshay Farmaajo uu wax walba ku ogolaaday, sida in dib loo midoobo oo mad axweynaha Soomaaliya Somaliland la siiyo, isaga oo sheegay in Raysal Wasaare Abiye uu madaxw eyne biixi u sheegay in anay jirin cid somaliland aqoonsanaysa.

waxa uu sheegay in madaxweynuhu uu sabab u ahaa dagaalka laascaanood oo aanu siin fursad lagaga heshiiyo intii garaadada iyo siyaasiyiinta deegaankaasi ay wadahadalka ogolaayeen, isla markaana aanu rabin in uu doorasho qabto.

waxa kale oo uu ku eedeeyay madaxw eyne biixi in uu codsaday in lacagtii dow lada sooma aliya iyo ganacsat adu ku caaw iyeen gubashadii suuqa waaheen, loogu shubo akown shakhsi ah. wali xukuumada somaliland wax jawa ab ah ka ma bixin eedaha uu xildhiba anku u soo jeediyay

madaxweyne biixi



Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Kall uume ysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga oo shir muhi im ah uga qeyb galay Comoros

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kallu maysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah xuk uumadda feder aalka Soomaaliya, mudane Cali Ifiye Cali oo uu wehliye lataliyaha Was aaradda mudane Xasan Xaaji Ibraahim ayaa Jasiiradda Comoros uga qe yb galay shir loogu hadlaayay dhaqaalaha bul uugga iyo isbeddelka cimilada.

Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen wadamada Xeebaha leh iyo jasiirada ha yar yar ee qaaradda Afrika ayaa loogu hadlay sidii looga faa’iidaysan lahaa khayraadka badda, ka hortaga Kallumays iga sharci darrada ah iyo isbedelka cimilada.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kallumay siga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah mudane Cali Ifiye Cali oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka had lay qorshaha Dowladda Soomaaliya ee ka faa’I deysiga dhaqaalaha Bulluugga ah iyo muhiim adda Afrika gaar ahaan Soomaaliya u leedahay horumarinta kalluumaysiga.

Bayaan wadajir ah oo laga soo saaray gaba gabada shirka ayaa loogu magac daray bayaankii Moroni oo ah Caasimadda Jasiradda Comoros.

Dhinaca kale Wasiir Cali Ifiye ayaa kul amo gaar gaar ah la yeeshay wasiirada shirka ka soo qeyb galay gaar ahaan wasi iradda ka socday dowladda Kenya, Jasii radda Comoros iyo Jasi iradda Siishalis.

Danjire Kulane oo Khudbad ka jeediyay shirka Hirgelinta Hannaanka Horumarin ta Waarta ee QM

Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Shii naha, Md. Cawaale Cali Kullane, iyo Danjireyaasha Dalalka Belgium iyo Pakistan ayaa ah sadexda danjire ee lagu casuumay in ay khudbad ka jeediyaan shirka waddamada xubnaha ka ah QM. Shirka oo ku saabsan habka loo hirgelin lahaa-han naanka iskaashiga horumari nta-waarta ee Qaramada Mid oobay (UNSDCF) ee Dalka Shiinaha. Munaasabadda ay aa lagu qabtey Xarunta UN-ka Qaramada Mi do obay ee magaalo madaxda dalka shii naha Bei jing.

Danjire Kullane, ayaa khudbadiisa diirad da ku saaray muhiimadda ay UNSDCF u leedahay hirg elinta hannaanka iskaashiga horumarinta-waarta ee Qaramada Midoob ay ee Dalka, wuxuuna Dan jiruhu ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay leedah ay in la iska kaashado sidii loogu guuleysan lahaa 17-ka Hiigsi ee Ajendaha Horumarinta-wa arta (SDGs) ee2030.

Sidoo kale, Danjire Kullane ayaa amm aanay sida ay dalka Shiinaha u curisay nidaam u mira dhaliyey horumar wanaagsan . Waxa uu carabka ku dhuftay in ay ku dayasho mudan yihiin mrka la eego sida ay Shiinuhu ugu heelan yihiin in ay khib radaha iyo agabka la wadaagaan wadamada kale ee soo koraya, iyada oo loo marayo iskaashiga Shiinaha ee dalalka soo kooraayo, taas oo qayb ka qadanaysa in la gaaro horumarka caalamiga ah ee Ajendaha Horumarinta-waarta2030 (SDGs).

Intii lagu guda jiray, war-bixintii Dowl adaha Xu bnaha ka ah, Danjire Kullane waxa uu uga warbixi yey ka soo qeyb gal ayaasha horumarka Soomaal iya. Wuxuu la wadaagay guulihii laga gaaray Amn iga iyo xiriirka dibadda iyo horumarinta dhamma an hayaddaha dawliga ee dalka.

Ugu dambeyntii, Safiirka JFS ee Dalka Shiina ha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in si siman loo helo fursado dhaqaale iyo hab-nololeed ila alinayo xaqa ay leeyihiin haweenka iyo dhali nyarada.

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo la kulmay madax ka tirsan FAO

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibo oyinka Qaranka ee SoDMA Md., Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay weh liyaan mas’uuliyiin kale ayaa Shalay la kul may madax ka socotay Hay’adda FAO oo uu hoggaaminayay Wakiilka ah na Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya Mudane, Etienna Peterschmitt.

kulanka ayaa looga wada hadlay xoojin ta xar iirka labada Hay’addood, wada shaq eynta, sidii xogaha arrimaha bani’aadam nimada loo wadaagi lahaa iyo ka mira dhal inta arrimaha lagu falanqee yo cunna yar ida, sugnaanta cunnada iyo sidii loo abuuri lahaa barnaamijyo lagu yareeynayo abaa raha iyo fatahaadaha soo laa-laabtay

Midowga Afrika oo mar kale ku baaqay in Soo maaliya laga qaado cunaqabat eynta hubka

Danjiraha midowga Afrika ee Soomaaliya ah na madaxda howlgalka ATMIS, El-Amine Souef ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay taageer aan qaadista cuna qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

Madaxa ATMIS ayaa sheegay ka qaa dista cunaqabateynta hubka ee Sooma aliya, inay ka caawinayso ciidamada amn iga Soomaaliya, si ay awood ugu yeesha an inay la wareegaan lahaan shaha amniga iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Labo maalin ka hor ayay ahayd markii wafdi ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika ay soo gebag ebeeyeen safar ay ku tageen Soomaaliya si ay ugu kuur galaan xaa ladda amni ee ka hor qorshaha dhimista ciidam ada ATMIS ee dhamaadka bishan juun iyo Sept ember 2023.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qa adir Maxamed Nuur, ayaa bogaadiyay dadaallada isku dhafka ah ee ka dhaxeeya ATMIS, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (XFS) ee ku aaddan xaqiijinta habsami u waree jinta mas’uuliyadda amniga ee lagu waree jinayo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

"Wasaaradda gaashaandhigga ayaa hormuud ka ahayd howshan, xil wareejinta iyo la wareeg idda waxay daliil u tahay in ciidamadeenna amni ga Soomaaliya ay muujiyeen awooddooda si ay ula wareeg aan amniga dalkooda,” ayuu yiri Wasi irku. Hawlgalka Nabadda ee Midowga Afrika wu xuu heystaa ilaa 31ka Diseembar 2024 si uu uga baxo Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ATMIS-ka ayaa labaduba xaqiijiyay in ay ka go’an tahay fududeynta in si habsami leh ay mas’uuliyadaha amniga loogu waree jiyo ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.

Taliska Booliska G.Banaadir oo soo ban dhig ay Shaqsi ay sheegeen inuu ka Gan acsanayay Maandooriye

Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Ban aadir ga ar ahaan saldhigga boliiska degma da Waaberi ay aa Sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Nin ay baahiyeen sawirkii sa oo ku eedeysan inuu si qar soodi ah u gadaayay xashiish.

Booliska oo soo saaray Qoraal ayaa she egay Eedeysanaha lasoo qabtay Dorraad, xili uu ku guda jiray ka ganacsiga waxyaab aha maaanka dooriya oo horay Maamulka Gobolka Banaadir uu amarro culus uga soo saaray.

Qoraalka aksoo baxay Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir ayaa intaasi ku sii daraya in Eedeysanaha lagu qabtay sag aal bac oo xash iish, oo sida Booolisku she egeen uu ka ganacs anayay.

"13/06/2023 abaaro 20:00pm Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmada Waab eri ayaa gacanta kusoo dhigay ninkan idiin muuqda, kaasoo ku eedeysan inuu si qars oodi ah u gadaayay xashi ish.Eede ysanaha ayaa lagu qabtay sagaal bac oo xashi ish, waxaana la waafajin doonaa sharciga had duu alle idmo” ayaa lagu yiri Qoraal koob an oo kasoo baxay Boooliska.

Axmed Madoobe oo AFRICOM kala had lay wejiga 2-aad ee La-dagaalanka AS

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley iyo wafdi saraakiil Mareykan ah uu hoggaamin aayay ayaa Shalay gaaray magaalada Kis maayo ee Xarunta Gobol ka Jubbada Hoose ahna caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbal and Axmed Maxamed Islaam Ax med Madoobe ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykan ka ee AFRICOM General Michael E. Lan gley

Kulan gaar ah oo ay yeesheen Sara kiisha Ho wlgalka AFRICOM, ATMIS, Sar akiisha Hay’ada ha amniga Jubaland iyo Ciidamada xooga dalka oo uu Guddoomi yay Madaxweyne Axmed Madoo be ayaa ka qabsoomay Kismaayo.

Kulanka ayaa waxaa inta uu socday looga had lay hadlay xaalada guud ee Amniga iyo bilowga wajiga labaad ee howl galka dalka lagula dagaal amayo Al-Shabaab, Madaxweynaha Jubbaland ayaa Taliyaha iyo wafdigiisa uga mahadceliyay socdaalkooda.


Dad isku qoys ah oo ku waxyeeloobay Hoobi ye ay tuureen Ciidanka ATMIS

Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa mad aafiic ku garaacay deegaanka Bariire ee Gob olka Shabeellaha Hoose, wa xaana faah faahino laga helayaa khasaara ha ka dhashay madaa fiicda oo qaarkood ku habsaday guryo ay degan yihiin dad shacab ah.

Dadka deegaanka Bariire ayaa sheegay in mid ka mid ah madaafiicda ay tuureen ciidamada ATMIS uu ku dhacay guri ay ku sugnaayeen dad isku qoys ah, isla mar kaana waxaa hoobiyaha kasoo gaartay waxyeello.

Inta la xaqiijiyay madfaca ku dhac ay gu riga ayaa waxaa ku dhaaw acmay aabe iyo saddex carruur ah oo ay dhaleen, kuwaasi oo durbadii loola soo carary dhanka ma gaalada Muqdisho, waxaana la geeyay Isbitaal, si xaaladdooda caafimaad loogu dabiibo shanta ruux ee waxyeelada gaa rtay.

Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha ciidamada ATMIS oo ku aadan dhacdadaas ka dhacday eeg aanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Ho ose, Ma’aha markii ugu horreyay oo ay AT MIS waxyeelo u geysato dad shacab ah.

Dhawaan ayey aheyd markii dagaalam ayaa sha Al-Shabaab ay weerar culus oo la gu xasuuq ay ciidamo farabadan oo ka tirs an ATMIS ku qa adeen saldhig ciidanka Ug anda ay ku leeyihiin magaalada Buulo-mareer.

Jubbaland oo jawaab yaab leh ka bixis ay diy aaraddii laga soo celiyay gobolka GEDO

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad go boleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siiyay BBC-da ayaa war la yaab leh ka soo saaray is hortaaggii Dorraad lagu sameeyay diyaa raddii sidday guddoomiyaha cusub ee gob olka Gedo, kadib markii laga soo celiyay garoon ka diyaaradaha degmada Garb ahaarey.

Sayid Aadan ayaa shee gay in diyaarad da aan la soo celin, balse uu damay gacankii laga hagayay, taas oo ay keentay in ay weyso xiriirka garoonka, kadibna ay soo laabatay.

"Shalay diyaaraddii baxday gacankii laga hag ayay ayaa la damiyay ama ka da may oo batari la’ aan ayaa ku dhacday, mar ka diyaaraddii marka ay weysay xiriir gar oonka ah ayay dib u noqotay” ayuu war eysiga ku yiri madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland.

Sidoo kale wuxuu farriin u diray siya asiyiinta Gedo ku sugan oo uu ku eedee yay inay isbaaro dhigteen gobolka, ayna kasoo horjeedaan horu marka bulshada.

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubb aland oo hadalkiis sii wata ayaa ugu baaqay siya asiyiinta mucaaradka inay sug taan doorashada, haddii ay rabaab isbe ddal.

"Siyaasiyiinta roolkooda waa inoo ahaa do isb eddalka Jubbaland oo ay raadinay aan, haddii uu xilliga dhammaado doora sho ayaan qabaneynaa waa inay tartama an, laakiin isbaaro inay gobolk aas dhigtaan oo umadda gobolka lug gooyaan wax ma cno ah oo ay sameneyso ma jirto” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xari iqay in gud doomiyaha cusub ee Gedo, Cabd ullaahi Cadbi Jaamacuu tegi doono Garbahaarey, ayna diyaar u yihiin bulsh ada deegaanka. "Guddoomiyaha wa tegaa, bulshada dadka deegaanka, waxgarad ka iyo maa mulka heer degmo iyo heer gobol diy aar ay ay u ahaayeen” ayuu sii raaciyay.

Xaaladda Gedo ayaa mar kale soo laba kac leysay, kadib markii uu dhowaan maa mul cusub gobolkaasi u magacaabay mad axweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Berbera

Inta la xaqiijiyay Ha lRuux ayaa geeri yooday la ba kalena waa ay dhaawacmeen kadib shil Gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Shiikh iyo berb era oo kamid ah degaann ada Somaliland.

Shilka ayaa waxaa uu yi mid kadib markii uu rogm aday Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah, waxaana qofka dhintay iyo la bada qof ee dhaawacantay la geeyay Isbitaalka Magaalada Berbera ee degaan nada Somaliland.

Ciidamada ilaalada & Nabadgelyada waddooyi nka ee Somaliland ayaa tegay halka uu shilka ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dadka ku wax yeeloobay Shilka, sidoo kalena baaritaan ku sameeyay sab abaha keenay Shilka.

Dad ku sugan Goobta uu shilka ka dhac ay ay aa u gurmaday Shacabka waxyeel ada gaartay, waxaana wadada xiriirisa Shiikh iyo berbera dho wr jeer sidaann oo kale uu ka dhacay shil gaari oo khasaaro geystay.

Bilihii iyo sanadihii la soo dhaafay wax aa ku batay shilalka Gaari, iyada oo Soma liland ay sheegtay in sababaha shilalka badiyay ay tahay darawada oo inta badan si xowli ah ku wada Gawaarida.

Mareykanka oo 5 Milyan oo doolar dul dhigay madaxa hoggaamiye ka tirsan kooxda Al-shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa lacag Ma laayiin doolar ah duldhigtay madaxa hoga amiye ka tirs an Ururka Al-shabaab oo ay magaciisa ku she eg tay Cabdullaahi Cism aan Maxamed.

War qoraal ah oo ka soo baxay dowl adda Mar eykanka ayaa lagu shaaci yay in ninkan madaxiisa ay dul taalo lacag dhan Shan Milyan oo dollarka Mareykanka ah, lana siin doono qofkii keena xog lagu dili karo ama lagu soo qaban karo Cab dullaahi Cismaan Maxamed oo Al-shabaab u qa abilsan sameynta qaraxyada.

Qoraalka kasoo baxay Mareykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ninkan uu yahay Injineer ku taqasusay sameynta qaraxyada iyo waxyaabaha la midka ah, islamarkaana dowladda Mareykanka ay si aad ah u daneyneyso in ninkaan xogtiisa ay hesho.

Cabdullaahi Cismaan ayaa sidoo kale Mareyk anka uu sheegay inuu ka mid yahay lataliyaasha sar sare ee Amiirka ko oxda Al-shabaab.

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay dowladda Mareykanka xubno ka tirsan Al-shabaab ay mad axooda dul dhigaan laca go Malaayiin doollar ah.

Dagaal ka dhacay duleedka Laas-Caanood iyo faah faahin kasoo baxeysa

Warar dheerad ah ayaa waxaa ay kasoo bax ayaan dagaal kooban oo Habeen hore duleedka Mag aalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa deg aanka ee la magac bax ay SSC. Dhaqdha qaaqyo Ciidan iyo xiisad dag aal ayaa fiidkii hore laga dareemayay Gooba ha ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo ku wa degaanka ee dulee dka Magaalada La as-Caa nood, balse markii dambe ay dagaalamen

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in muddo ka badan 30 daqiiqo uu dagaalka ku dhex maray duleedka Magaalada Laas-Caanood Ciida mada Somaliland iyo kuwa degaanka, balse ay san weli ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya duleedka Magaalada Laas-Caanood ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladu ay tahay id degan, ba lse markasta la filan karo dagaal maadaama dhinacyadu ay weli is hor-fadhiyaan.

Putin oo ka hadlay weerarka ka dhanka ah Ruushka ee Ukraine ay soo qaaday

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Pu tin ayaa ku andacoonaya in duulaanka iska caabinta ee Ukraine uu ahaa mid aan lagu guuleysan, iyadoo ciidankooda uu la ku lmay khasaarooyin ka la duwan.

Isagoo ka hadlayay shir ay yeesheen war iyaa sha dagaalka soo tabiya ayuu she egay in khasaa raha Kyiv soo gaaray uu ku wajahan yahayin u gaaro heer "ma siibo ah”.

Taasi lama xaqiijin, waxaana madaxwey naha Ukraine Zelensky uu beeniyay in wee rarka ka dhanka ciidamada Ruushka ah uu fashilmay.

Weerar Soomaali lagu dilay oo ka dhacay KAMPALA

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay kooxo hubaysan magaalada Kampala ee dalka Uganda ugu geysteen muwaadin Soomaaliyeed.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu maga caaba Liibaan Maxamed, wuxuuna kamid ahaa dhallinyarada Soomaal iyeed ee ku nool maga alada Kampala ee dalka Uganda.

Dableyda hubeysa ayaa sidoo kale waxay dha awac u gaystay muw aadin Soo maaliyeed oo kale kaasi oo dhaawi ciisa lagula tacaalayo isbitaqlka magaalada Kam pala.

Liibaan ayaa waxaa la sheegay in xilli saq dhexe habeenimo ah ay aa lagu weeraray guri ay ka deganayeen magaal ada Kampala, waxaa na lasoo warinaya inay weerarkaasi geysteen illaa afar nin oo ku hubeysnaa bistoolad.

Bakar Cali Nuur oo kamid ah Soomaal ida ku nool magaalada Kampla ee dalka Uganda oo la hadlay VOA ayaa dhacdad aan ku tilmaamay mid ugub ah.

"Booliska waxay sheegeen inay ku howlan yi hiin dhacdadaan, waxaana socda baaritaano kala duwan, runtii magaalada waxay lahaan jirtay dhac dooyin qaar oo tuugo lala kulmo oo dadka mobile ka qaata, laakiin waa ugub dad bistoolad ku hub eysan inay weerar geystaan,” ayuu yiri Bakar Cali Nuur. Waxa uu intaas kusii daray "In bistool ad ama waxyaabo kale oo xabadd aha ah la isticmaalayo oo dad tuugo ah oo hubeysan ku weeraraan waa dhacdo cus ub oo ugub ah oo soo korodhay.” Majirto weli cid loo soo qabtay falkaan, wax aana lasoo warinaya inay weli socdaan baarit aano iyo dadaalo la xiriira sidii gacanta loogu soo

dhigi lahaa danbiilaya asha falkaan ku kacay.


Muxuu ahaa shirka dhex maray Farmaajo iyo Muuse Biixi ee hadal heynta dhaliyay?

Kulankii madaxweynihii hore ee DFS Maxamed C/hi Farmaajo iyo madaxwayna ha Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaq day Madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa 11-kii Febraayo 2020 ka dhacay M/Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Farmaajo wuxuu xilligaas Addis Ababa u joogay shir ka sannadlaha ah ee mada xda M/Afrika.Dhanka Somal iland, horey ugama qeybgali jirin kulamada AU, markaasna ma caddeyn sababta uu Muuse Biixa u tagay halkaas.

Kulankaasi oo xilligaasi aan faahfaahin badan la ga bixin ayaa waxaa sida la shee gay uu socday mu ddo nus saac ah.

Wasiirka Arrimaha dibadda & iskaa ashiga caal amiga ah ee Somaliland ee xilligaas, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Far atoon), ayaa maalmo ka dib M/Hargeysa shir jaraa’id ku qabtay waxaa uuna sidoo kale dhankiisa xaqiijiyay kulanka dhex maray Biixi iyo Farmaajo, inkastoo uu ka gaabsaday inuu xogta oo dhammeystiran bixiyo.

Yaa garwadeen ka ahaa?

Madaxwaynaha Biixi oo xilligaasi ka had lay kulank aasi sida uu ku yimid ayaa shee gay inuu ahaa mid aa n la sii qorsheyn oo si kadis ah ku dhacay.

Md.Biixi ayaa sheegay in farriin casuum aad ahay uga timid xafiiska R/wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ax med islamarkana uu halkaasi u tagay la kulankiisa.

Waxaa uu intaa ku daray in markii uu xafiiska raii ’sul wasaaraha uu gaaray lagu wargaliyay in mada xweynihii xilligaas ee Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo uu is na imaanayo xafiiska.

"Salaan & kaftan ka bacdi waxaa uu ii sheegay (Abiy Axmed) in madaxwaynihii Soomaaliya Farmaa jo-na uu soo galayo oo uu dhexda ku soo jiro, ma rkiiba isna waa yi mid,” ayuu yiri Mr Biixi. Muuse Bi ixi Cabdi ayaa xusay in isaga, Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya ay halkaasi ku yeesh een kulan saddex geesood ah.

"Saddexdeennii halkaas waxaan ku galn ay shir aan anigu kolay aan qorshihiisa ho rey u sii ogeyn ka na diyaar garoobin aana maankana ku hayn inuu si daas fudud shir kaasi u dhacayo, waase ku mahad san yah ay ra’iisul wasaaraha Itoobiya haddii uu sid aasi noo ixtiraamay,” ayuu intaa ku daray.

Maxaa ka soo baxay shirkaas?

Biixi ayaa farta ku fiiqay in aysan jirin qodobbo ay shirkaasi uga wdahadleen oo aana ka ahayn in Abiy uu soo jeediyay in uu labada dhinac dhexdhexaadiyo taasi oo isaga iyo Farmaajo labadaba aqbaleen.

"R/wasaare Abiy ayaa waxaa uu yiri wax aan doon ayaa oo aan diyaar u ahay inaan dhexgalo dhibaa tada dhex taalla Soomaa liya iyo Somaliland, way ra agtay waa arrin Afrika u taalla waa arrin Geeska Afr ika u taalla marka arrintaa waan galayaa, haddii aan Somaliland nahay waan aqbalayaa in uu arrinteenna soo dhexgalo R/wasaarah D/Itoobiya, Maxamed Chi-na waa aqbalay intaa wax ka badan oo barnaamij iyo aja nde midna lama galin,” ayuu yiri Madaxway ne Biixi.

Dhanka kale, afhayeenka madaxtooyada Soomaal iya ee xilligaasi Cabdinuur Maxam ed Axmed oo mar kaas warbaahinta la had lay ayaa xaqiijiyay shirka, balse wuxuu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bix iyo, waxa ka soo baxay.

"Farmaajo yuusan noo imaan” Guddoo miyaha G/ Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka dib kulanka Bii xi & Farmaajo sheegay in R/wasaaraha Ito obiya Abiy Axmed uu Somaliland u sheegay inuu magaalada Hargeysa uu keenayo Maxamed C/hi Farmaajo.

"Abiy Waxaan leennahay, hanoo keenin Farmaajo,” "Laakiin iyadoo ay wada socda an Muuse Biixi, midna waan soo dhoweyne ynaa, midna soo dhow eyn meyno,” ayuu yiri.

Wuxuu sheegay inay Somaliland ay ku raacsan yihiin in Farmaajo uusan imaan Hargeysa. "Haddii uu la yimaado dili meyno laakiin madaxweyne uma ictiraafsanin.Ayuu yiri Saleebaan.

Xigasho: BBCSomali

DAGAALKA BARAAWE IYO DIGNIINTII DOOLIGA!!!!.. Baraawe Dagaalaa ka dhacay.Maxaa iga galay, Aniga ima khuseeyo. Dooli ayaa waxa uu ku noolaa Guri Nin Beeraleey ah.Waxa uu arkay Xaaskii Beer aleyga oo u dhigeyso Birtii Dooliga. Waa orday si uu u gu digo Xayawaanka kale ee Guriga kula nool aay.Waxa uu u tagay Dooradii Guriga Joogtay.Waxa uu u sheegay khatarta Birta Dooliga

ee Guriga taal.Dooradii ayaa tiri: Aniga ima khus eey so Bir Dooli.

Waa ka tagay, waxa uu u tagay, Wan Guriga ku xirnaa.Wankii ayaa ku yiri: Aniga Bir Dooli Cabsi iguma heyso, imana khuseeyso.Waxa uu u tagay Sac Cidda u Xirnaa.Waxa uu ku yiri: Aniga Bir Dooli ima dili karto, imana khuseyso. Habeenkii ayaa Birtii shanqartay.Xaaskii Beeraleyda ayaa ku soo kacday, shanqartii Birta, waxa ay aaday Birtii.

Qolkii oo mugdi ahaa si fiican ayey u arki weyday waxa ku dhacday Birta.Birtu waxa ayDabada ka qab atay Abeeso .

Abeesadii ayaa Lugta ka qaniintay Xaaskii. Xa askii waa xanuunsaday waxna waa cuni weyday.

Seygeedii ayaa u qalay Dooradii si uu Maraqe eda u cabsiiyo.Kuma reeysan, waxaa u yimid Deris kii si ey ugu duceeyaan.

Waxa uu u qalay Wankii.Maalma kadib islaantii ay aa geeriyootay.

Sicii ayaa loo qalay Dadkii ka soo qeyb galay Aaskii iyo Tacsidii Xaaskii Beera leeyga. ( F.G: 1-3) FG.Ha noqon sida Xoolihii la nool aay Dooliga.Ha dhihin, maxaa iga galay Dagaalka Baraawe, waxaa laga yaabaa in dhibtu Toos kaaga soo gaarto meel aadan u maleyneeyn.

Sidoo kale Dagaal kasta oo Somaliya ka dhaco dhibtu waa ku soo gaari kartaa.Dagaalka Baraawe waa ku khuseeyaa. Nabad Alla haka dhigo Baraawe.

Qore: Yahya Amir .




FALANQEYN KU SAABSAN GO'AAMM ADII SHIRKII 6AAD EE GWQ


Go’aammadii Shirkii 6aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) ee 27 Maajo 2023 waxaa ka dha shay doodo kulul oo isugu jira soo dhow eyn, taagero & dhal liilo baraha bulshada qabsaday.Waa la soo dho weeyay go’a anka ka guuris ta doorashada 4.5 loona guurayo doo rashada Qof iyo Cod (Q&C) & doorashada Q&C ee Degmooyinka G/Benadir, go’aankaasoo waafa qsan dastuurka kmg sida ku cad Qod.22 ee ku saabsan xaqa ka qaybgalka siyaasadda, Qod. 46 ee ku saabs an awoodda shacabka,& Qod.47 ee ku saabsan nidaamka doorashooyinka iyo xisbiyada. Waxaase la dhalliilay go’ammada la xiriira (1) kordhin ta mudd o xileedka Madax weynayaasha iyo BDF (DF) & Dowladaha Xubnaha ka ah DF/D/Goboleedyada (DXDF/DG), (2) xadidaada tirada xisbiyada oo laga dhi gay 2 keli ah, (3) beddelka nidaamka siyaasa deed ee DFS oo laga dhigay nidaam Madaxweyne & Madax we yne Ku Xigeen dadweynuhu toos u door anayaan, & (4) go’aan ka gaaris la’aanta Ismaamul ka Madaxabannaan ee G/Benadir oo xubin ka ah DFS, habka doorashada xi ldhibannada matalaya dadka & deeganka Waqooyi Gal bed (Somaliland), & qoondada haweenka, kuwaasoo shaki geliyay hirgel inta go’aanka doorashada Q&C.

Qodobbadaas waxay khuseeyaan dastu urka kmg oo dhammeystirkiisu yahay Qodob ka mid ah 3da Qodob ee DFS ee Madaxweyne Xassan Sh. u ah bartilmaameedka 1ad. 2da qodob kale wax ay ka la yihiin dhammeystirka barnaamijka deyn cafinta iyo ciribtirka khawaari jta (Al Shabab) si looga kaaftoo mo ku tiirsanaan ta Cii dammada Shisheeye ee ATM IS,walow walaac laga qa bo bixitaankooda dhamm adka 2024.

Muddo lix (6) bilood ka hor, guuxa dadwe ynaha wux uu saadaalinayay qodobka muddo kordhinta, kaaso dhi illo & welwel badan laga qabay waayo Shacabka Soo maaliyeed wuxuu xusuusan yahay dhiba atooyinka ka dhashay muddo kordhinnadii DF iyo DG soo maray. Soomaaliya waxay soo martay shan (5) sano oo ku dha qanka sharciga iyo maamul wanaagga dowladeed darii shada laga tuuray, taaso dhalisay dagaal aad u dhaaw acay dowladnimada Soomaaliya waayo waxaa dagaa lammay Ciida mmadii DFS.

Sababaha la sheegayo in muddo kor dhinta iyo bed delka qaab dhismeedka DF loogu baahan ya hay wa xaa ka mid ah:

1) In waqtiyada kala duwan ee door ashooyinka Bar lamaannada iyo Madaxwe ynayaasha DG ay dhibaatoo ku yihiin siyaasadda, maamulka iyo dha qaalaha dalka, loona baahan yahay mideynta xilliga doorashooyinka DG iyo Dowladaha Hoose;

2) In Madaxda DF iyo DXDF ay helaan waqti dhe er ay uga wada shaqeeyaan ciribtirka khawaarijka (Al Sha bab), dhammeystirka dastuurka, iyo diyaarin ta doorash ada Q&C.

3) In la is waafajiyo qaab dhismeedka DFS iyo dow lad goboleedy ada, ayadoo Madaxweynayaa sha DG ay yihiin Madaxda Golahayaasha Wasiir rada. Maamullada DG waxaa lagu eedeynaya inay caqabad ku yihiin midni mada iyo dowladnimada Soomaaliya. Nasiib darro, go’ammada shirka 6aad ee GWQ wax ay abuureen khilaafaad heer fed eral iyo heer DG-yo, waayo qodobka muddo kordh inta waxaa loo arkaa beec dhacay oo ka noqosho laheyn.

Khilaaf aadkaas wuxuu carqalateynayaa halkudhe gga Madaxweyne Xassan Sheikh oo ah "Soomaali Heshiis Ah,Dunidana Heshiis La Ah.

”Waxaa muuqata in Madaxweynayaasha DG ay san si niyad iyo ficil ah u taagersaneyn halkudhegga Madaxweynaha DF. Arrimaha laga milicsan karo War murtiyeedka iyo Heshiiska Doorashoyinka GWQ waxaa ka mid ah: 1. In Madaxweyne Dr. Xassan Sheekh.oo Guddoominayay Shirka 6aad ee GWQ uusan wax ka saxiixin labada dok umenti;

2. In aan la xusin maqnaanshaha DG Puntland wa low loogu hambalyeeyay hirgelinta doorashada Gol ay aasha Dowlad aha Hoose. 3. In aan la caddeyn maalin ta doorasha da Xildhib annada BF (G/Sha cb iga & Aqa lka Sare) iyo Ma daxweynaha iyo Madax weyne Ku Xigeenka JFS 4.In la baabi’iyay Gud i ga Madaxab annaan Xuduudaha &Federaalka & Guddiy ada Madaxbannaan ee Doorashooyinka DG; 5. In Doora shada D/daha Hoose ee Puntland ay ho rya aal u ta hay jaangooyada ni daamka doorasho oyin ka & xisbiyada ee dalka oo dhan; 6. In la baa bi’ iyay heshiiskii lagu xalli yay khilaafkii doo rashada Golaha Barlam aanka iyo Madaxweynaha DG K/ Ga lbed oo DF garwadeenka ka aheyd. 7. Inaan la xusin masiirka xisbiyada tirada badan ee ka diiwan ga shan G/Madaxabannan ee Doorashada Feder aalka. 8. Inaan la tixgelin mabda’a dastuuriga ah ee ah in Madaxda xilka haysa aysan isu codeyn karin ama….EEG BOGGA 6AAD…


FALANQEYN KU SAABSAN GO'AAMM ADII SHIRKII 6AAD EE GWQ


KA YIMID BOGGA 5AAD

isu kordhin karin darajo, mushaar, iyo muddo xileed midna. Sababaha hurinaya doodda ka dhalaty go’a ammadii GWQ waa kala duwan yihiin, waxaana ka mid ah:

1.Fahamka Kaalinta G/Wadatashiga Qaranka (GWQ) Fahamka kaalinta GWQ wuxuu ka mid yahay saba baha hurinaya doodda kulul ee ka dhal atay go’ammadii GWQ (National Co nsultative Cou ncil) oo lagu qaldayo "Mad asha Hoggaaminta Qaran ka (MHQ) ( (National Leadership Forum),” kaaso loo abuuray in lagu dhaqaa jiyo geedisocodka siyaasad da Soomaaliya markii hay’ adaha dastuuriga ee DF-Madaxweynaha, Sharci-dej inta, iyo Fulinta – ay ku guuldareysteen diyaarinta nida am ka doorashada oo ah cutub muhiim ah ee dhamm eystirka Dastuur ka KMG kaasoo tifaftiri lahaa: 1) qaab dhismeedkaa heerar ka kala duwan ee DFS; 2) nida amka ka qayb galka siyaasadda sida nidaamka doorash ada ku sal eysan xisbiy ada badan; 3) dhismaha iyo haw lgeli nta Ciidammada Difaaca iyo Amniga dalka; 4) qayb siga kheyraadka dallka; 5) Qaab dhismeedka iyo sha rciyada Garsoorka Madaxabannaan.

2019, Golaha Ammaanka ee QM oo cuskanaya qodobka VII ee Axdiga Q/Midoobay wuxuu am ray dib u soo nooleynta "MHQ” kaddib mar kii la isku ma ri waayay nidaamka doorash ada 2020, dal kuna gal ay qalalaase siyasa aded, nabadgelyoxumo iyo bur bur dhaqa ale. Ugu dambeyn, 2021 Madaxweynihii dalka waxaa lagu qasbay inuu faraha kala baxo wa da xaajoodka iyo hirgelinta door ashada federaalka, taaso aheyd foolxumo aan dhici laheyn haddii Mad axweynaha xil ka hayay uu ilaalin lahaa dastuurka, mas laxadda gu ud iyo sumcadda Qaranka Soomaa liyeed.

Sidaas awged, GWQ waa ka duwan yahay MHQ. GWQ waa "Gole Wadatashi” aan laheyn awoodaha ay leeyihiin hay’ad aha dastuuriga ah ee DFS. Isla dastuur ka kmg, qodobbadiisa 133-136 ayaa qeexa ya habraaca daahafuran ee loo marayo dhammeysti rkiisa (wax ka beddel kiisa), kaaso la filayay in la soo gabagabee yo 2016. Sida awged, waxaa degdeg loogu baahan yahay dastuur dhammeystiran si looga baxo dowlad u yaalka ay muddada dheer Soomaal iya isku maaweelineysay.

2. Ismaan dhaafka ka taagan Wada Shaqeynta iyo Iskaashiga DF iyo DG

Madaama DF iyo DG ka gaabiyeen dhammeystIr ka dastuurka federaalka iyo kuwa DG, ismaandhaaf xoog leh ayaa ka taagan wada shaqaynta DF iyo DG. Qodo bbada 50 iyo 51 ee dastuurka kmg waxay farayaan wad ashaqeyn iyo iskaashi istrate jyadeed ee DF iyo DG iyo wadashaqeyn iyo iskaashi DG dhe xdooda ah iyo kulan sannadeed dhexmaraya "Mada xda fulinta Xukuumadda Federaalka” iyo "Madaxda Fulinta D/Goboleedyada” si loo adk eeyo midnimada qaranka, loona hormariyo ade egyada DF, DXDF, iyo Dowladaha Hoose u fidiniyaan shacabka Soom aal iyeed.

Madaxda DF iyo kuwa DG-yada waxaa laga rab aa ilaalinta iyo u hoggaansanaanta tarjumaadda wan aags an ee dastuurka kmg oo ah sharciga dalka ugu sarre eya inta la ga dhammeystirayo. Tusaale aha an, Tarju maadda wanaagsan ee qodobka 121 ee ku saabsan mabaadi’ida dastuurrada DG oo lala akhriyo qodobka 4 ee ku saabsan sarr eynta dastuur ka kmg waxay ishaar eysa in dastuurrada DG aysan khilaafin hadafka iyo mabaadi’ida guud ee Dastuurka KMG.

Sidaas oo kale, qodobka 142 ee ku saa bsan DG jiray ka hor ansixinta dastuurka kmg bishii Agoosto 1, 2012, kuwaaso kala ah Puntland iyo Somaliland, wuxuu dhig aya in inta la is waafajinayo dastuurrada DXDF (DG) iyo dastuurka DF, labada DG ay sii hays anayaan awoodaha dastuurko odu siinayo. DG la dhisay ka dib markii la ansixiyay dastuurka kmg ma lahan xuqu uq da as, waayo dastuurradooda ma khil aafi karin dastuurka federaalka kmg. Xaqa ku qoran qodobka 142 waxaa ka dhashay tarj umaada ah in awoodda DF ku kooban tahay Gobolka Benadir oo aysan wax awood, amar, iyo hogaamin ku laheyn DG, taaso aad u xoojisay ka soo horjeedka nida am ka federaalka. Ujeedada Nidaamka Federaalka wax ay tahay dal iyo dad mid ah, islaam ah, leh DFS ah oo dalka oo dhan ka talisa. dimoqradi ah, shar ciga loo sim an yahay, nabad ah, horumar sameynaya, is la xisaab tan jiro, ka dhacay so doorasho waqtiy eysan oo xor iyo xalaal ah,

Sidaa darted, waa loo baahan yahay in dastuur ka kmg loo fasiro, looguna dhaqmo hab taageraya midnim ada Shacabka Soo maaliyeed dhexdiisa ah iyo kaalinta dowla dda federalka, DG, iyo Dowladaha Hoose.

Doodda ah in gooni isu taagga Gobol lada Waqo oyi (Somaliland) darted aan la dhammeystiri karin dastuur ka kmg waxay ugu horreyn inkirieysa dast uurka kmg oo caddeynaya xuduudaha iyo 18 gobol ee Soomaaliya ka kooban tahay iyo taarikhda geed isocodka 22 sano oo siyaasiinta Gob ollada Waqooyi (Somaliland) ay door firfi rcoon ka soo qaateen.

Waa muhiim ah in shacabka taager san gooni isu taagga Gobollada Waqooyi (Somaliland) loo fid iyo go gollo looga wada hadlayo sababaha iyo eed da burburka D/Soomaaliya iyo baahida heshiis qar ameed loogu daneynayo jiilasha Soom aaliyeed ee aadka u dhibaat eysan.

3.Arrimaha kale ee hurinaya doodda Go’ammada GWQ

1. Caddeyn la’aanta in dalka lagu maa mulayo da st uurka kmg ah ilaa beddelkiisa laga ansaxinayo.

2.Caddeyn la’aanta inuu GWQ yahay Gole Wadat ashi ee uusan aheyn Gole ka sarreeya ama beddela ya hay’adaha dastu uriga ee Dowladda Federalka.

3. Caddeyn la’aan shuruudaha ku xiran dhaqangel inta kordhinta muddo xileedka Madaxda DF iyo DG.

4. Barbar cararka ama ka dulboodka ha braacii iyo hay’adihii loo xilsaaray dhamm eystirka dastuur ka kmg sida Guddiga Mad axabannan ee Dib u Eeg ista iyo Hir gelinta Dastuurka iyo Guddiga La Socod ka /Kor meerka ee labada aqal ee BFS oo gacanta ku haya buugga "Soo Jeedinta Qabyo Qor aalka 3a ad ee Wax ka Bed delka Dastuurka KMG." Doorka GWQ waa hagidda, taa ge ridda, iyo talo siinta hay ’adaha u xilsaaran dhame ystirka dastuurka.

5. Dowladda Federaalka oo aan weli ku takhasusin nu xurka ku duugan dastuurka kmg ee ka kooban 143 qo dob iyo 4 lifaaq, ka dibna aan sameysan istr atejiyad ay ku hirgeliso. 6.Wada shaqeynta fawda da ah ee u dhexeysa DF, DG, iyo Beesha Caalam ka. Ma jiro xeer iyo dhaqan xak ameynaya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip