Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay Tumaal...

0
Wednesday June 14, 2023 - 15:12:13 in Wararka by
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay Tumaal...

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xil. Yusuf Xayle -Jimcaale Waxaan ahay#Tummaal, mana qabo in leys guursado!

 ayuu hadalkiisa ka bilaabay kadib markii wareysi uu la yeeshay suxuufiga ruugcaddaha ah ee Ayaanle Xuseen Cabdi oo ku Marti qaaday Baraamijka HA NOOLAATO oo uu daadiyaha ka yahay 

Xildhibaan yuusuf Xeyle ayaa waxaa uu muujiyey kartida iyo adkeysiga howlahii adkaa ee uu soo qabtay muddii uu kurayga ahaa ilaa iyo haatan waxaan uu ka hadlay taariikh dheer uu soo maray oo marxiil kala duwan kaga soo gudbay iyo dadkii gacanta ku siiyey dadaalkiisa  xilligan oo ah mid ku day asho mudun waxaana taariikhdiisa iyo sooyaalkiisa jiritaan Qabiileedkiisa iyo wixii xummaan iyo samaan ee uu soo maray aad kaga bogan doontaa VIDIO-GAN oo aan ka soo xigan HANOOLAATO ayaanleh Xuseen Cabdi Mahadsidiin
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip