
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ABRBACO 14-KA JUUN 2023-KA
Madaxda IGAD oo isku raacay in Sooma aliya Xubin muhiim ah laga siiyo Ururka
Madaxyooyada Soomaaliya ayaa sha acisay qodobadii ugu muhiimsanaa War murtiyeedkii laga soo saaray Meertada 14a ad ee Shirkii Mad axda Urur Hoboleedka IGAD.
Nuxurka Warmurtiyeedka ayaa waxaa ka mid ahaa in Soomaaliya la siiyo Ku-xigeenka Xoghay aha Guud ee IGAD, kaas oo ay soo Magacaabe yso dowladda So omaaliya.
Hoos Ka Akhriso Nuxurka Warmurt iyeedka.
1. In Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD uu noqdo Soomaali ay soo magaca wdo Dowl adda Federaalka Soomaaliya, halka muddo 4 sa no ahna xilka loo kor dhiyey Mudane Workneh Gebeyehu oo ah Xoghayaha haatan ee IGAD.
2. In dib u habeyn lagu sameeyo hanna anka maamul ee dallada IGAD, iyadoo si si man ay u shir guddoomin doonaan sannad kasta mid ka mid ah dowladaha xubnaha ka ah.
3. Madaxda IGAD ayaa bogaadiyay guu laha la ga soo hooyay dagaalka ka dhanka ah Al-Shab aab, iyagoo sidoo kalena ku ba aqay in Soomaal iya laga qaado cuna-qaba taynta hubka, taas oo caqabad ku ah da gaalka Ciidamada Qalabka Sida ee Soom aaliya ay kula jiraan Al-Shabaab.
4. Madaxda ayaa Beesha Caalamka ugu baaq ay in Dowladda Federaalka Soomaa liya taageero dhaqaale iyo mid siyaasade edba lagu siiyo meel marinta go’aammadii ay gaareen Golaha Wadat ashiga Qaranka ee Soomaaliya.
5. IGAD ayaa dhinacyada dagaalka La ascaan ood ugu baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dirirta, iyo in wadahadal lagu xal liyo kala aragti duwanaanshaha jira.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay dhoof inta hilibka xoolaha Soomaaliya
Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Fed eraalka Soomaaliya, Md.Xamsa Cabdi Barre,ayaa Shalay oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga.
Md.Xamse Cabdi Barre ayaa ku tilma amay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xool aha Soomaa liya ee ay oggolaatay Boqort ooyada Sacuudigu, waxuuna xusay in dad ka Soomaaliyeed iyo gan acsatada ay ka heli doonaan dhaqaale iyo shaqo abuur ka badan kii laga heli jiray dhoofka xoolaha nool.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa she egay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saari doonto maalgelinta kaabayaa sha dhaqaalaha oo ay ka mid yihiin xoola ha, isagoo ugu baaqay ga nacsataduna ay maalgashi ku sameeyaan khayr aadka dalka, gaar ahaan dhinacyada Xoolaha, Be eraha, Kalluumeysiga iyo Tamarta.
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Md.Yuu suf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhag ax-dhigay Wadada Ma xamuud Xarbi ee De gmada Warta Nabadda, taasi oo isku xirta Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho Sta diumiyo Is goyska Fo lorensa, taasi oo muddooyinkii ugu danbeeyay aanan helin wax dib-u-dhis ah.
Munaasabada dhag
ax-dhiga ayaa wax aa goobjoog ka ahaa Gu ddoomiye Kuxige enka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degma da Warta Nabadda, Odayaasha Dee gaan ka iyo Bulshada Qeybahooda kala duwan.
Dib-u-dhiska lagu sameenaayo wadd adaan Maxamuud Xarbi ee Degmada War ta Nabadda ayaa waxa uu qeyb ka yahay Mashruuca dalka aga ku dhiso $1 oo uu dib u howlgaliyay Guddoo miyaha Gobolka Ba naadir Ahna Duqa Magaa lada Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma daale), taasi oo lagu hormarinaayo Caasimadda.
Midowga Afrika oo ku dhawaaqay in qa ar ka mid ah saldhigyada ATMIS lagu wa reejinayo ciidanka xoogga
Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo geb agebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaa ladda amniga ka hor qor sh aha dhimis ta ciida mada ATMIS.
Ergayga Mi dowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa how lgalka ATMIS, ayaa shaaca ka qa
aday in dhowr Saldhig oo Hor u dhac ah lagu wa reejin doono Ciidanka Xoogga Dalka Soomaal iyeed laga bilaabo June 15, 2023. Madaxa how lgalka ATMIS wuxuu shee gay in ay dhimayaan tirada ciidamadooda 2000 oo askari ah, dha maadka bishan illaa bisha September 2023.
Dhawaan ayay ahayd, markii Wasaa radda gaashaandhigga Soomaaliya ay si rasmi u sheegtay dhimista tirada ciida mada ATMIS ee ku sugan dalka, iyadoo xaqiijisay in dowladdu ay ka go’an tahay inay mas’uuliyadda amniga kala wareegto ATMIS.
Wasaaradda gaashaandhigga waxay sheegtay in 2000 oo ka mid ah ciidamada ATMIS-ka laga saari doono Soomaaliya marka la gaaro dhamaad ka bishan June 2023.
Wasaaraddu waxay sheegtay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay inay abuurtay ciidamo taageero ka helaya saaxiibadeeda caalamiga ah, kuwaas oo la wareegi doona mas’uuliyadda amniga 2000 oo kamid ah ciidamada ATMIS ah.
Inkastoo dowladda Soomaaliya ay she egtay in la dhimayo tirada ATMIS, haddana qaar kamid ah madaxda dalalka ciidamada ka joogaan So omaaliya ayaa walaac ka muujiyay in ciidamada ATMIS la dhimo, iyadoo aan la xaqiijin in ciidama da Sooma aliya ay la wareegi karaan masuuliy adda amni ee dalka.
Shir madaxeedka IGAD ee ka dhacay dalka Jabuuti ayaa lagu gorfeeyay xaalad da amni ee Soomaaliya iyo dhimista ciid amada ATMIS.
Madax uu kujiro madaxweynaha Soomaliya oo la kulmi doono kooxaha iskuhaya Sudan
Madax uu kujiro madaxweynaha Soo maliya oo la kulmi doono kooxaha iskuhaya Sudan
IGADCopyright: IGAD
Hoggaamiyeyaasha Kenya, Itoobiya, Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya ayaa tobanka maalmood ee soo socda si fool-ka-fool ah ula kulmi doona dhinacyada isku haya Suudaan, si ay xal nabadeed ugu helaan colaadda taagan, ayuu Madaxweyne William Ruto ka sheegay Isniintii Golaha caadiga ah ee 14-aad ee Golaha madaxda IGAD
Wasiirka Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah wariyeyaasha Soomaaliyeed
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane, Daa’uud Aweys Ja amac oo tab abar ku saabsan sida loo ta biyo wararka ku sa absan xaquuqda carru urta u furay qaar ka mid ah wariyeyaasha Soomaal iyeed.
Md.Daa’uud Aweys oo ka hadlayay furi taanka tababarka ayaa sheegay in carruur tu ay yihiin qeyb ka mid ah bulshada, taas oo muhiimad weyn ugu fa dhido dowlad, Qaran ama Ummad jirta, kuwaas oo xaq uuq buuxda u leh in ay helaan waxba ra sho, caafimaad iyo dhammaan adegyada asaa siga ah.
"Dowlad, Qaran ama Ummad waxay wax ku noqotaa hadba sida ay carruurte eda daryeesho ama usoo koriso, waxayna xuquuq u leeyihiin carr uurtu in ay helaan wax barasho, caafimaad, quu din iyo dary eel kasta oo ay bulshada u baahan tahay”
Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaal iya ay muhiimad gaar ah siineyso ilaalinta xaquuq da carruurta oo ay ka mid tahay in ay helaan wax yaabaha asaasiga u ah baahiyahooda guud, si ay mustaqbalka qeyb uga qaataan dhismaha dowl adni mada.
Wasiirka ayaa wariyeyaashii ka qeyb galay tab abarka u sheegay in ay muhiima ddu tahay sidii ay xil gaar ah isaga saari la haayeen ilaalinta xu quuqda carruurta loona baahan yahay in ku dhiirri geliyaan in ay yihiin hoggaamiyeyaasha burrito, lo ona diyaariyo tacliin ahaan iyo dhaqan aha anba.
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dal xiiska XFS mudane, Daa’uud Aweys Jaa mac ayaa ugu dambayn sheegay in hadba sida loo diyaariyo carruurta Shalay uu aha anayo muuqaalka Soo maaliyda berri, loona baahan yahay in ay saxa afaddu door muhiim ah ka ciyaarto waadaama ay tahay halka ugu wanaagsan ee lagu gudbiyo far riimaha.
Maxay ka hadleen Madaxweyne Lafta-gareen iyo Ergayga cusub ee Q/Midoobey
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Md. Cab dicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qa sriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qa abilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Dan jire Cat riona Laing iyo wafdi ay hogg aaminaysay.
Madaxweyne Laftagar een oo qaabil aada ay ku wehlinayeen Wasiiro, La-Tali yaal iyo Agaasima ha Madaxtooyada ayaa Ergeyga Cusub Qaram ada Midoobay kala hadlay Arimo ay kamid ahay een taagerida wajiga 2-aad ee Dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay inta uu socday xoojinta Hirgelinta Mashariicda Hor marineed iyo sidii wax looga qaban lahaa Abaar aha kusoo noq-noqday Deeganada Koonfur Galbeed.
Ergayga Qaramada Midoobey ee Soo maaliya Catriona Laing, ayaa ugu mahad celisay Madax weyne Laftagareen iyo Gola ha Wasiirada soo dhoweynta ay u samee yeen waxaan ay TilShalay Socdaalkeeda inuu ku qotomo Isbarasho iyo sidii loo Dar dargelin lahaa Howlaha Shaqo ee Qara mada Midoobay ay ka wado Guud ahaan Deega nada Koonfur Galbeed.
Aabe 60 sano jir ah oo lagu dhex dilay saldhigga degmada Dhar kenley
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo bax aya dil argagax leh oo saldhigga Dharkenley loo gu geystay marxuum Xasan Cabdulle Maxamuud (Giriig) oo 60 jir ahaa, kaas oo sidoo kale caan ka ahaa ka ahaa xaafadda Kaawa Godey.
Wararka ayaa sheegaya in marxuumka lagu dhex-dilay sa ldhigga Booliska ee degm adaasi, kadib markii ay goobtiisa ganacsi kasoo wateen ciidamo ka tirsan booliska degmada.
Marxuumka ayaa dukaan yar ku lahaa xaafa dda Kaawo Godey, halkaas oo ay ugu tageen ask arta lagu eedeeyay dilkiisa, waxaana la sheegay in marka hore ay lacag weydiiyeen, markii uu ka dhaga adeegana ay jir dileen, sidoo kalena ay horay u kaxeysteen Aabahaasi.
Nin la dhashay marxuumka oo la hadlay Som ali Cable ayaa sheegay in walaalkiis ay dileen ciid amo ka tirsan kuwa booliska ee saldhigga deg mada Dharkenley, wuxuuna tilmaamay in markii ay wateen kadib ay soo waceen, ayna u sheege en in walaalkiis uu dhintay.
"Walaalkey sandaqadaan ayuu baraf iyo cabit aan ku iibinaayay meeshaan ayay ugu yimaadeen way wateen, kadibna cimaamadii uu watay ayay indhaha uga xireen wayna jir dileen nus saac ka dib ay isoo waceen waxayna i dheheen walaalkaa waa dhintay” ayuu yiri.
Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Taliyaha ciidam ada Dharkenley ayaa dilay, laakiin waxay igu dhe heen maxaabiis ayaa dishay anne waa ka diiday waxaas, waayo maxaabiista bir ma heystaan nin xabsi ku jiro Shalay muxuu dili karaa?”.
Dhankeeda gabar yar oo uu dhalay marxuum ka ayaa si dareen leh uga hadashay dilka Aab baheed oo ay si weyn uga argagaxeen dadka dee gaanka.
"Qof muslim ah oo Aabihiis sidaas loo gelaayo ma fiirsan karo anne waan ka xumahay, maadaa ma aan aabahey wax u qaban karin” ayay iyad una tiri marxuumka gabadhiisa.
Ugu dambeyn xaaska marxuumka oo iyaduna wareysi siisay Telefishinka Somali Cable ayaa sheegtay inuu ifka uga tegay afar carruur ah, waxayna sidoo kale baaq u diray dowladda fed eraalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan laamaha amniga oo ka dalbatay cadaalad.
"Cadaalad ayaan u baahanahay ilmah eyga Aabahood afar carruur ah ayuu iga aga tegay, hadda qaboojiye ayuu ku jiraa, iyagana inkiraad ayay wadaan” ayey tiri xaaska
.Xigasho:caasimadd.net
Diyaarad sidday maamulka cusub ee gobolka Gedo oo laga soo celiyay Garbahaarey
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Shalay diyaarado ka baxay magaalada Mu qdisho ee caasim ada Soomaaliyaa, kuna sii jeeday gobolk aas laga soo celiyay magaalada Garbah aarey oo xarun u ah Gedo.
Diyaaradaha oo labo ahaa ayaa mid ka mid ah waxa ay waday mas’uuliyiinta ma amulka cusub ee uu dhowaan madaxwey naha dowlad gobole edka Jubbaland Axm ed Madoobe u magacaabay gobolkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.
Wararka ayaa sheegaya in labada diy aarad ood ay is hortaag ku sameeyeen mas ’uuliyiintii horay ugu sugnaa gobolka oo kaasnahaya dadka deegaanka ee weli diidan Jubbaland. Labada diyaaradood ayaa lagu soo warramayaa inay haatan ku soo laabteen gudaha magaalada Muq disho oo ay markii hore ka baxeen, maadaama dib loo soo celiyay.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in qorshaha mas’uuliyiintan lagu ge ynayay Gedo ay qayb ka aheyd dowladda federaalka, balse haa tan lagu guul dar reystay.
Xaaladda ayaa haatan kacsan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxaya labada dhinac oo ku aadan is hortaagga lagu sam eeyay mas’uuliyiinta cusub ee maamulka gobolka Gedo.
Dhowaan ayaa Axmed Madoobe maamul cusub u magacaabay Gedo, taas oo uga sii dart ay xiisaddi horay uga taag neyd gobolkaasi.
Guddoomiyaha gobolka ayaa waxaa loo mag acaabay Cabdullaahi Cadbi Jaamac. Sidoo kale xubnaha uu magacaabay Axm ed Madoobe ayaa waxaa ku jira Cusmaan Nuur Xaaji Macallimuu oo mar kale loo magacaabay guddoomiye ku-xig eenka Amniga iyo Siyaasadda.
Si kastaba, arrinta gobolka Gedo ayaa u muu qato mid kasii dareysa, lamana oga sida ay wax noqon doonaan, maadaama ay haatan xiisadda sii xoogeysatay.
Soomaaliya iyo Shiinaha ‘oo kor u qaad aya’ iskaashiga laba dhinac oo muhiim ah
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jib riil Cabdirashiid Xaaji ayaa kulan muhiim ah la qaatay safiirka wadanka Shii naha u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Mr. Fei Shengchao.
Labada masuul ayaa waxay ka wada-hadleen xiriirka labada dal iyo sidii ay la iskaga kaashan, oo kor loogu qaadi lahaa dhinacyada ganacsiga iyo dhaqaalaha.
Sidoo kale waxa ay si wada-jir ah u soo dhaw eeyeen muhiimadda iskaashi ganacsi oo dhexm ara labada dal, dhiiri-gelinta maa lgashiga gaar ahaan isku xirka ganacs atada Soomaalida iyo kuwa Shiinaha.
Iskaashigan ayaa dhabaha u jeexaya abuuris ta fursado ganacsi oo labada dhin ac ah iyo wel iba sidii looga wada-shaqeyn lahaa horumarinta kaabayaasha dhaqaa laha dalka.
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ay aa waxa uu safiirka la wadaagay dadaalada ay ka dowlad ahaan sameeye en ee khuseeya horuma rinta iyo fududeyn ta ganacsiga wadanka.
Waxa uu hoosta ka xariiqay in Shalay Soom aaliya u diyaarsan tahay inay wad anka ku soo dhaweeyaan maalgashad ayaal caalami ah, si kor looggu qaado wax soo saarka waddanka, si ay So omaaliya dheelitir ganacsi u la yeelato wadd amada caalamka.
Dowladda Shiinaha ayaa kamid ah dowladd aha taageerada siiya Soomaaliya, ayada oo dho wrjeerna ay labada dhinac heshiisyo kala duwan kala saxiixdeen, ku waasi oo qeyb ka ah horuma rinta Soo maaliya.
Muwaadin fashiliyey qarax khawaarijtu ku dhib aatayn rabeen shacabka Sooma aliyeed oo abaal marin la guddoon siiyey
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jam huuriya dda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoonsiiyey lacag dhan 20kun oo dollar muwaadin Soo maaliyeed oo soo sheegay mooto Bajaaj siday qarax ay kooxaha Khawaarijta ah do onayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka Sooamaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in tallaaba dani ay ku timid wadashaqeynta iyo kalsoonida ay bulshada Soomaaliyeed ku qabaan hay’addaha ammaanka, isagoo ku ammaanay muwaadinkaas dhiiranaanta iyo wadaniyadda uu muujiyey ee uu ku ba dbaadiyey nafta iyo maalka shacabka Soo maaliyeed.
Munaasabadda Muwaadinkan abaal marinta lagu guddoon siinayey ayaa waxa qayb ka ahaa Agaasimaha Haya’adda Na bad Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Mahad Maxamed Salaad.
Maxkamadda gobolka Bari oo xukuntay shan dhallinyaro ah
Maxkamadda derejada koowaad ee de gmada Boosaaso ayaa xukun xabsi ah ku ridday shan nin oo dhallinyaro oo loo ha ysto in ay ku xad-gu dbeen qoys ay gurig ooda ugu dheceen xilli hab een ah kana duubeen muuqaal iyaga oo handad aya, to dobaadkii hore.
Maxkamadda ayaa hoggaamiyaha koo xda oo lagu magacaabo, Yuusuf Axmed Cali oo 18 jir ah ku xukuntay lix sano oo x adhig ah, halka afarta kalena lagu xu kumay min shan sanno oo xarig ah.
Waxa dhammaantood sidoo kale lagu xukumay min $4,000 oo doollar oo ah mag dhowga muu qaalka ay faafiyeen iyo min $1,000 doollar oo kale oo ganaax guud ah.
Maxkamaddu waxa ay sheegtay in xuk unkan uu ka furan yahay racfaan muddo soddon cisho ah, kaasi oo ay qaadan kar aan eedaysanaya ashu.
Koox Hubeysan oo Nin dhalin yaro ah dil ugu geystay degmada Afgooye
Wararka ka imaanaya degmada Afgo oye ee gobolka shabeeladaa Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku dileen qof shacab ah oo kamid ahaa dadka ku nool degmadaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.
Dilka ayaa kaa dhacay Xa afada Dhagax Tuur ee deg mada Afgooye waxaana Marx uumka la dilay oo dhalinyaro ahaa lagu magacaabi jiray C/qaadir Cabdi Cismaan oo loo yaqaanay (Jawari ). kooxo bastolad wata ay toogteen sida ay warbaahinta Risa ala u xaqiiji yeen Ilo wareedyo ku sugan degmada Afgooye.
Ma jirto Illaa hadda cid loo soo qabtay Falkan dilka ah oo Habeen hore ka dhacay degm ada Afg ooye ee gobolka shabeellaha Ho ose, iyada oo aan weli la ogeyn cidda ka dambeeysa dilkaas, waxaana socda how lgallo ay wadaan Ciidamada ammaanka
Xigasho:radiorisaala.com
Guudlaawe oo xilka qaadis ku sameey ay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka G/Hiiraan
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshab eelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaa day Guddoomiye ku-xigeenkii Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Axmed Cusmaan Cabdulle (A xmed Inji), isagoo magacaabay Guddoomiye ku-xigeen cusub.
Wareegto kasoo baxday Xa fiiska Madax weyne Cali Guud laawe ayaa waxaa xilka Guddo omiye ku-xigeenka Amniga Hiiraan loogu magacaabay inuu noqdo Aadan Xa san Odawaa (Aadan dheere) oo bedelaya mas’ uuliyiin isaga ka horeeyay ee xilka laga qaaday
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday Guddoomiye ku-xigeenkii Dib u Heshiisiinta iyo Federaalka Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Max amuud Maxamed (Dhoob eey) waxa uuna xilkaas u Magacaabay Nuur Cilmi Cab dulle.
Wareegtada xilka qaadista ayaa lagu caddeey ay in baahi loo qabo in la dardar-geliyo amniga Gobolka Hiiraan, taasina ay keentay in isbedel lagu sameeyay xilka Gu ddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolkaaas ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Hoos ka Akhriso wareegtooyinka uu soo saa ray Madaxweyne Guudlaawe
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Dowladda Hirshabeelle
Xafiiska Madaxweynaha
Fderal Republic of somalia
Hirshabelle State
Office of the President
Ref:DHSH/XM/00127/23Tr:12/6/2023
WAREEEGTO MADAXWEYNE
Ku:Nuur Cilmi Cabdulle "Jowhar"
Og: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Hirsh abeelle"Jowhar"
Ujeeddo:XIL KA QAADIS & MAGACAABIS
Madaxweynaha DowladdaHirshabeelle:
Markuu Arkay:-Qodobbada 51aadee Dast uurkaDowladda Hirshabeelle
Markuu Arkay:-In ay lagama maarmaan tahay dardargelinta howlaha Dib u heshiis iinta Gobolka Hiiraan
Markuu tixgeliyey Aqoon& waayo aragnim ada Mudanah Xilka hoos ku xusan loo magacabayo u leeyahay nidaamka dowli ga ah.
wuxuu madaxweynaha soo saaray xeerkan
Qodobka1aad
1-waxaa xilka Guddoomiye ku xigeenka Dib u Heshiisiinta &Federaalka Gobolka Hiiraan laga Qaaday"Maxamed Maxamuud Max amed {Dhoob eey}
2-WaxaaMudane Nuur Cilmi Cabdulle loo mag acaabay Xilka Guddoomiye ku xigeen ka Dib-uHeshiisiinta & Federaalka Gobolka Hiiraan
Qodobla 2aad
3-Xeerkan wuxuu Dhaqan Galayaa Markuu Sax iixo Madaxweynaha Dowladda Hirsha beelle Mahadsanidiin
Md. Cali C/laahi Xuseen Guudlaawe
Madaxweynaha D/G/ Hirshabeelle
Jowhar. Hirshabeele State Of Somalia
Email:President@hirshabeele.gov.so
C/C/Shakuur oo ka falceliyey tallaabo oyinka ay qaaday NISA
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaa liya u qaabilsan arrimaha bani’aa danimada, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qor aal uu soo saaray kaga hadlay hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee NISA oo haatan ku talla absatay isbeddalo waa weyn. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa warbixintiisa ku sheegay in NISA ay ahaan jirtay meel lagu dhibaateeyo sha cabka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed, balse haa tan taliska hay’adda uu wado qorshe ballaaran oo lagu hagaajinayo sumcadda iyo magaca hay’adda NISA.
Sidoo kale wuxuu boggaadiyay xafiiska cusub ee Garmaqalka Dadweynaha oo ay hay’addu soo kordhisay, si ay uga jawaabto cabashadooyinka shacabka iyo eedaha loo jeediyo.
"Ma’aha in muwaadinkuna uu cabadashiisa oo qur ah gudbiyo ee waa in uu tebiyaa haddii uu arko xadgudub lagula kacayo muwaadin kale,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Halkan hoose ka aqriso:-
Waa mid siloon sooyaalka hay’adda Nab adsu gidda Soomaaliya ee (NISA). Burb urkii ka hor iyo ka diba waxay ahaan jirtay hay’ada lagu caburiyo laguna cabsi geliyo shacabka iyo siyaasiyiinta. Taasi waxay dhalisay in dad badan ay sas iyo sumcad xumi la xariiriyaan magaca Hay’adda
Haddaba hagaajinta sumcada, magaca iyo waxqabadka hay’adda waa laga maa rmaan. In loo sameeyo sharci ay labada Gole ee Baarlam aanka kula xisaabtami karaan Hay’adda iyo hawl-wad eenkeedu waxay ahayd tilaabo wana agsan.
Furitaanka xafiis ay dadwaynuhu toos ugu gud bin karaan tabashada ay ka qa baan xadgudubya da ay galaan saraakiisha ama Ciidamada NISA ee ka dhanka ah xuquuqda iyo xorriyaadka aas’aasiga ah, ku-takrifalka awoodeed, cadaalad-darrada, musuqmaasuqa iyo dhamaan dhaqann ada dhaawici kara sumcada Hay’adda ama bani-aadanimada ka baxsan., waa tallaabo shacabka u furaysa ilinka la xisaabtamka NISA.
Dalal badan ayaa leh xafiisyo iyo hay ’ado mad axbanaan oo looga cawdo xadg udubyada iyo takrifalka ay gaystaan hay’ adaha amniga, waase kuwo ka madaxb anaan hay’adahaas.
Hayeeshee in uu hoggaanka hay’addu hal abu urkan oo kale la yimaado, iyadoon cidna ku qas bin waa tillaabo boggaadin mudan, waxayna wa xna ka tari doonta da gaalka lagula jiro kooxaha argagexis ada, sababtoo ah dagaalka lagula jiro arga gexisada waxaa lafdhabar u ah sirdoon bul sho (Community Intelligence), kasoo ay lagama maarmaan tahay in shacabku ku kalsoonaado hay’adda sirdoonka, si ay ula wadaagaan xogta la xariirta argagexisada.
Haddaba ma aha in muwaadinkuna uu cabad ashiisa oo qur ah gudbiyo ee waa in uu tebiyaa haddii uu arko xadgudub lagula kacayo muwaadin kale, ama habdhaqan aan wanaagsanayn ee ay ku kacayaan ciid anka NISA.
Waxaan ku boorinaynaa laamaha kale ee am niga, gaar ahaan Booliska in ay ku daydaan hay’ adda Nabadsugidda oo ay furaan xafiisyo looga cawdo xadgudubka ay ku kacaan ciidanka booliska.
Waxaan sidoo kale u soo jeedinyaa xuk uumadda in ay dhisto xafiiska Gardoonka ee uu dhismihiisa farayo qoddobka 129aad ee dastuurka si ay dadw eynuhu u helaan hay’ad madaxbannaan oo looga cawdo xadgudubyada ciidamada iyo hay’adaha kale ee maamulka Dawladda.
Askar farabadan oo waxyeello kasoo gaartay Shil Diyaaradeed oo dhacay
Taliska dhexe ee Ciidanka Mareykanka ayaa waxay gelinkii dambe ee Dorraad oo Isniin ahayd sheegeen inay 22 Askari ku dhaawacmeen Shil diyaarad Helikobtar oo maalintii Axadda ee bishan June 11-dii ka dhacay Waqooyiga Bari ee dalka Syria. 10 ka mid ah Askarta uu dhaawacu soo ga aray ayaa la sheegay in lagu daaweynayo Xarun ku taalla meel ka baxsan Mandiqada.
Taliska dhexe ee Milliteriga Maraykanka ayaa waxay sheegeen inay bilaabeen Baar itaanka Shi lkaasi, waxayna meesha ka saareen in diyaarad da Helikobtarka la toog tay ama ay ku dhaceen rasaas caadi ah.
In ka badan 130 qof oo ay ku jiraan Soomaali ah oo laga soo daadgureeyay Liibiya oo la geeyay Rwanda
Dowladda Rwanda ayaa qaabishay 134 qaxo oti & magangalyo doon ah kuwaas oo lagasoo daad gureeyay dalka Liibiya. Dadkan oo la geeyay magaalada Kigali ayaa waxay kala yihiin 64 Eritrea, 35 Su dan, 15 Soomaali ah, 17 Ethiop ian ah, 2 Cameroon & 1 Mali.
Qaxootigan ayaa la dejindoonaa Xar unta Gaad iidka Gashora, halkaas oo dadkii kale ee la soo daadgureeyay ay ku sugan yihiin.
Dowladda Rwanda, Hay’adda Qaram ada Mid oobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR), iyo Mido wga Afrika ayaa ka shaqeeyay in la sameeyo goob kumeel gaar ah oo loogu talo galay qaxoot iga laga soo celiyo waddamada kale.
Tan iyo 2019, Rwanda waxay marti gelisay in ka badan 1,600 magangalyo doon ah. Muddad aas, UNHCR waxay ka shaqaynaysay sidii ay xal ugu heli lahayd dadkan.
Xalalkaas waxaa ka mid ah in dib loogu celin ayo waddamadoodii, ama suurtagalni mada in ay ku sii nagaadaan Rwanda.
Warbixin ay siisay The New Times bishii Abriil, afhayeenka UNHCR ee Rwanda, Lilly Carlisle, ayaa muujisay rabitaanka hay'adda ee ah in la kor dhiyo heshiiska daad guraynta qaxootiga iyo ma gangalyo doonka la geynayo Ruwanda.
Eritrea oo dib ugu biirtay urur goboleed ka IGAD kadib markii ay ka baxday 16 sano ka hor
Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane Mes kel ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray Isniintii in Eritrea "ay dib u bilow day dhaqdhaqaaqeeda” oo ay fariis atay shir madaxeedka Igad ee ka soc da dalka jaarka ah ee Djibouti.
Xoghayaha fulinta ee kooxda gobolka, Workn eh Gebeyehu, ayaa sheegay "in uu aad ugu fara xsan yahay in uu soo dhowe eyo wasiirka arrim aha dibadda ee Eritrea Cismaan Saalax" markii uu ku soo biiray shirka.
Eritrea ayaa sannadkii 2007-dii joojisay xubini madii ururkaas, iyadoo ka cab anaysa faragelinta milateri ee Itoobiya ku hayso Soomaaliya iyo burburinta ururkaas oo ay ku eedeeyeen ciidamada dibadda ah. Igad waxay ka kooban tahay Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, South Sudan, Sudan iyo Uganda.
Xildhibaano ka soo jeeda KG oo war culus ka soo saaray dagaalkii Baraawe
Xildhibaanada iyo senatorrada ka soo jeeda de egaanada Koonfur Galbeed ee ka tirsan baar lamaanka Soomaaliya ayaa Shalay kulan deg deg ah ka yeeshay xiisadda ka taagan magaalada Bar aawe ee caasimadda maamulkaas.
Baraawe, waxaa ka taagan xiisad culus oo qar axday gelinkii dambe ee Dorraad, kadib markii ay gudaha magaalada ku dagaalameen ciidamo ka kala tirsan militeriga Soomaaliya iyo daraawiishta Koonfur Galbeed.
Xildhibaanada laga soo doorto deegaanada K/Galbeed ayaa eedeyn culus u jeediyey ciidanka xoogga dalka ee ka howlgala magaaladaas, iya goo sheegay in 10-kii sano ee lasoo dhaafay ay shacabka reer Baraawe dhibane u yihiin ciida nkaas militeriga ah.
"Weerarkii Dorraad ay madaxtooyada K/Galb eed ku qaadeen ciidanka SNA, waxaa masuuliyad iisa qaadaya taliyaha ciidankaas Cabdiraxmaan Cilmi Jimcaale, wuxuu qalqal geliyey xasilloonida degmada Baraawe, wuxuuna caqabad ku yahay jiritaanka maamulka K/Galbeed,” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay xildhibaanada.
Eedeynta ay xildhibaanadu u jeediyeen sarka alkaas ayaa lagu yiri, "Cabdiraxmaan isagoo huw an shaarka dowladda wuxuu 10-kii sano ee lasoo dhaafay dhibaato ku hayey shacabka degmada Baraawe, wuxuuna sarkaalkaan ka soo hor jee daa jiritaanka dowladnimada K/Galbeed.”
Sidoo kale xildhibaanadaan waxay bayaanko oda ku sheegeen in guud ahaan gobolka Shabeel lada Hoose lagu dhibaateeyo shacabka, maada ama saraakiisha hoggaamisa ciidanka SNA ee go bolkaas joogay ay isku heyb yihiin, sida ay she egeen xildhibaanada K/Galbeed ku metela BFS.
"Waxaan cambaareyneynaa ciidanka ATMIS ee ka howlgala degmada Baraawe, waxay garoon ka diyaaradaha ee degma daas ku wareejiyeen maleeshiyaad qabiil oo sheegta SNA,” ayuu yiri Xildhibaankii akhriyey bayaanka Xildhibaanada.
Sidoo kale war-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in ciidanka ATMIS ay askari dhaawac ah ku wareejiyeen ciidanka militeriga ah ee jooga Baraawe, kaas oo goobta lagu toogtay, sida lagu cadeeyey bayaankaan.
"Dowladda federaalka waxaan ugu baaqeynaa in ciidanka militeriga ah ee jooga Baraawe lasoo qaado, kadibna laga qaado tallaabo waafaqsan dunuubta ay geysteen,” ayaa sidoo kale lagu yiri bayaanka xildhibaanada.
Xigasho:-caasimadda.net
Baarlamaanka Carabta oo War kasoo saaray Weerarkii Al-Shabaab ee Pearl Beach
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliy eed uga tacsi yeeyay dadkii ku dhintay weerarkii Qar axyada ee habeenkii jimcihii lasoo dhaafay lagu qaaday Hotelka Pearl Beach ee ku yaalla xeebta Liido ee magaa lada Muqdisho . Adel bin Abdul Rahman Al-Assoumi Guddoom iyaha Baarlamaanka Carabta, ayaa uga tac siyeeyay madaxda dowladda, Baarlama anka iyo shacabka So omaaliya dadkii ku dhintay weerarkii ee lagu bart ilmaameedsaday hotelka oo ay ku sugnaayeen dad badan.Guddoomiye Al-Asuumi ayaa sheegay in Baa rlamaanka Carabta ay garab taagan yihiin Soom aaliya, lana dareemayaan dhac dadan xanuunka badan, isagoo Alle uga baryay intii ku dhaawa cantay inuu caaf imaad deg deg ah siiyo, intii ku dhimatayna uu u naxariisto.Guddoomiyaha Baar lamaanka Carabta ayaa mar kale sheegay mowq ifkiisa adag ee ku aaddan in Soomaaliya laga taa geero dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab, isagoo dhanka kale bogaadiyay horumarka ay Soomaal iya ka gaartay dagaalka socda.
WeerarkiiQaraxyada ku bilowday ee la gu qaaday Hotelka Pearl Beach ee ku yaa lla xeebta Liido ee degmada Cabdica siis ayaa waxaa ku dhintay dad ku dhow 10 ruux oo isugu jiray shac ab iyo Askar, waxa ana mas’uuliyada weerarka oo socd ay saacado xiriir ah sheegatay Al-Shab aab.
Ghana oo dib ula soo noqotay kaalinta koowaad ee wax soo saarka dahabka ee Afrika
SOMALIA AFP Copyright: AFP
Ghana ayaa dib u heshay maqaamkeeda ah aa in ay hormuud ka tahay wax soo saarka dah abka ee Afrika ka dib markii 32% sare u kac ku yimid wax soo saarka dahabka sanadkii hore.
Rugta Macdanta ee Ghana ayaa u saba baeys ay horumarkan kororka wax soo saarka ee mac danta yaryar iyo kuwa waaweyn labadaba.
Inta badan kaymaha dalka, webiyada iyo biya ha kale, ayaa waxaa waxyeello u geystay qodista dahabka ee sharci darrada ah, taasoo keentay walaac caafimaad dar ro ah oo soo food saartay bulshooyinka macdan qodista.
Caan ka ah magaca galamsey, macd anta yar yar ayaa isha nololeed u ahayd dhalinyaro badan oo shaqo la'aan ah koonfurta Ghana.
Tiradii ugu badneyd oo tahriibayaal ah oo halmar galay Ingiriiska
DANKITWOOD/GETTY IMAGESCopyright: DAN KITWOOD/GETTY IMAGES
In ka badan 600 oo tahriibayaal ah ayaa Axad dii ka tallaabay kanaalka Ingiriiska, tiradaas oo ah tiradii ugu badnayd ee hal maalin ah ilaa hadda sanadkan, sida ay sheegtay wasaaradda arrim aha gudaha.
Ilaa 616 qof ayaa la ar kay iyaga oo ka soo saf raya dalka Faransiiska wa xa ayna wateen 12 doonyo od oo yar yar. Tiradii ugu badneyd oo horay loo diiwaan gel iyay ayaa ahayd 497 qof Abriil 22.
Tirada guud ee dadka tahriibayaasha ah ee sanadkan waxa ay ka badan yihiin 8,000 oo qof, kuwaas oo ilaa 2,000 ka yar intii ay sannadkii hore ahaayeen.
Isagoo ka hadlayay Dover usbuucii hore, Reysal wasaare Rishi Sunak ayaa sheegay in qorshihiisa lagu dhimayo tirada muhaajiriinta uga gudbaya Channel-ka ee doomaha uu shaqeynayo tiradana ay hoos u dhacday markii ugu horeysay.
Mr Sunak ayaa u sheegay tifaftiraha siyaasada ee BBC Chris Mason in isgoysyada ay hoos u dhaceen shan meelood meel, iyo tirooyinka dadka Albania ee ku sii jeeda Britain 90%.
Tim Loughton, oo ah xildhibaanka East Worthi ng & Shoreham, ahna xubin ka tirsan guddiga ar rimaha gudaha, ayaa yiri "waa inaan waxba ka og aanin arrintan tiradan ugu dambeysay "marka la ga reebo in aan wali dhibaato ku qabno". Waxa uu sheegay in Faransiisku uu u baahan yahay in uu dadka ku xiro xeebaha, oo aanu kaliya la war eegin doomaha.
Waxa uu intaa ku daray: "Waxaan u baahana hay in si sax ah loo qoondeeyo waddooyin amm aan ah oo sharci ah, si magangalyo-doonka shar ciga ah ay uga soo codsadaan dibadda."
DJ NASRA: 'RAGGU WAXAY IILA XIFA ALTA MAAN SIDII GABDHIHII'
Nasra xasan
Nasra Xasan, gabar dhallinyaro ah oo ku nool Na irobi waa gabadha kaliya ee Soomaaliyeed ee ku shaqaysa xirfadda DJ ee isku dubaridida music ga goobaha xafladaha.
Markii ay la kulanto haween doonaya in ay munaasabado dhi gtaan way u riyaaqa an, waxay waydiiya an taleefanke eda iya ga oo ka codsada in ay DJ ka noqto xafladooda.
"Aroosyada qaar oo waxaa jirta kaligeey DJ iyo kaamira aan isku qabanaayo, saba btoo ah qof kale oo I caawinaya malahan, wiilalna looma ogola” ayay tiri Nasra.
Balse fursadaan ay Nasro heshay caqa bad ayay ku noqotay rag badan oo shaqa daan horay ugu jir ay, waxayna bilaabeen in ay ka hor istaagaan sha qada.
Waxay noo sheegtay in ragga oo shaqa daan isasiiyay ay marar badan dib ula xiri iraan macaamii sheeda, iyaga oo u sheega qiimo ka jaban kii ay kula heshiisay, taas oo sababta in ay dib u fakaraan dad ka munaasabadda qabsanayay, go'aankood ana badalaan.
Mar kale waxay sheegtay in ay laalu ush siiyeen rag hubaysan, kadibna la xiray, muddana ay xabsiga ku jirtay. Dhacdooy inkaan iyo kuwa la mid ah oo ba dan oo xir fadaan darteed u soo gaaray ayaa ka ni yad jabiyay shaqadeeda marar badan.
"Aniga maraan ka fariistay [shaqada an], sanad camal. Marka qof isoo wacaba waxaan dhihi jiray wa an mashquulsana hay.” ayay tiri Nasra.
Balse mar dambe ayay ku soo noqtay su uqa, waxayna go’aan ku gaartay in ay waj ahdo caqbadaha qaar.
Nasra waxay inta badan u shaqeysaa aroosyada Soomaalida, markii aan warey saneynay waxaan kula kulanay aroos ay lahaayeen lamaane Soomaaliyeed, ka soo qayb galayaashu wa xay dhamaantood aha ayeen haween oo kaliya. Wax aad dareemi kartaa markii ay joogto goob nuucaan oo kala ah xiriirka kala dhaxeeya haweenka, iyo sida ay ugu kalsoon yihiin in ay hays taan qof dumar ah oo shaqadaan u qabta.
Soomaalida oo u badan dadka dhaq anka ku ad ag ayaan jeclayn in raggu ay soo galaan kulamada ay haweenka oo kal iya qabsadaan, waxay u egta hay in tani xi taa ay fursad u noqotay haweenka Soomaaliyeed.
Marar badan Nasra waxaa u yimaada ga bdho da’ yar sideeda oo kale kuwaas oo u sheega in ay shaq deeda oo kale jecel yihiin.
"Gabdhaha qaarkood way iyaqaanaan, qoraal ayay iisoo qoraayaan waxay dhaha yaan inaan adi ga camal noqonaan rab naa…aniga waxaan dhahaa waan idin baraa, diyaar waaye”.
Bilowgii, waalidka Nasra waxay isku dayeen in ay ka joojiyaan xirfadaan iyaga oo u baqdin qabay amnigeeda, maadama ay xafladaha aroosyada dhamaadaan xilli dambe oo habeenkii ah, taasina ay walwal ku abuurtay waalidka Nasra.
Laakiin muddo kadib way aqbaleen xaqi iqada ah in ay daba socoto shaqada ay mar walba ku niyad santahay qabasha deeda. Dhanka kale, xirfadda kale ee ay xiis ayso Nasra ee ciyaaraha ayaysan ku qan cin waalidkeed,EEG BOGGA 6AAD
KA YIMID BOGGA 5AAD
DJ NASRA: 'RAGGU WAXAY IILA XIFA ALTA MAAN SIDII GABDHIHII'
waxay noo sheegtay in marka hooyadeed aragto iyada oo ku soo daashay kubadda, wajigeeduna uus an u dhalaaleyn sidii gabdhaha guryaha jooga ee dhaashada, in ku dhihi jirtay ‘sidaan ma waxaa kuu soo galay banooni?’
Nasra Nasra iyo xiisaheeda kubadda
Mar laga soo tago sha qada DJ nimada, Nasra waxay leedahay xirfad kale oo iyad ana mid ra geed looga tixgaliyo bul shada Soomaalida dhex deeda, taas oo ah kubadda cagta.
Markii ay yareed ayay qayb ka noqtay koox gab dho ah oo ciyaara kubadda cagta, oo ka dhisnaa is kuulka ay dhigayneysay.
Sanado badan kadib waxay u dalacday in ay no qoto ciyaariyahan xubin ka ah koox kubadeed oo ciy aara horyaaladda gabdh aha ee Kenya.
Waxay sheegtay in dhallinyaradu ay wa dada mar kay marayso istaajiyaan oo way diiyaan su’aalo ay kamid yihiin ‘Walaaleey gym miyaad dhigataa?’ taas oo ay ula jeed aan sida uu tababarku u solay jirk eeda.
Mar aan waydiinay in ay shukaansiga caqabd ka la kulanto, Nasra waxay tiri ‘Qof ku jecel sidaa tahay ayuu kugu qaadan ayaa.
HAWEENEEY LA ARKAY IYADA OO KU DHEX NEEFSANAYSA NAXASHKII MEYDKEEDA LA GELIYAY
Bella Montoya, oo 76 jir ah, ayaa lagu dhawa q ay inay dhimatay todobaadkii hore
XIGASHADA SAWIRKA,PHILIPPE LISSAC/GODONG
Dadkii ku baroor diiqaayay aaska haweeney da’ ah oo u dhalatay dalka Ecuador ayaa aad uga naxay markii ay ogaadeen in ay wali nooshahay.
Bella Montoya, oo 76 jir ah, ayaa lagu dhawaa qay inay dhimatay todo baadkii hore ka dib mar kii looga shakiyay inuu istaroog ku dhacay.
Markii ay qaraabadeeda isu diyaarina yeen inay dharka ka beddelaan ka hor inta aan la aasin ayaa la arkeen iyada oo neefsaneysa.
Ms Montoya ayaa hadda ku soo laabatay cisbitaal ka iyadoo ku jirta darye elka ee dadka aadka u liita, wasaaradda caafimaadka Ecuador ayaa guddi u saar tay dhacdadan.
War qoraal ah oo ay wasaaraddu soo saartay ay ay ku sheegtay in haweenaydu uu wadnaha ah ista agay taas oo sababtay in neefta iyo shaqada wadnu huba istaag aan – oo aanay ka jawaabin isku dayo ay dhaqaatiirta sameeyeen ee ahaa in dib loo kiciyo.
Dhakhtarkii shaqada ku jiray ayaa xaqi ijiyay dhimashadeeda.
Wiilkeeda, Gilber Rodolfo Balberán Montoya, ayay warbaahinta maxalliga ah ka soo xigatay in hoo yadiis la seexiyay abbaare 09:00 subaxnimo, duhurn imadiina dhakhaatiirta u sheegeen in ay hooyadiis dhimatay.
Ms Montoya ayaa markaas kaddib lagu riday nax ash muddo saacado ah ilaa ay markii dambe ay xy bno qoyskeeda ka tirsan arkeen iyadoo isku dayaysa in ay neefsato.
Muuqaal la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya iyadoo dhex jiifta sanduuq furan oo nee fsanaysa dhowr qofna ay hare eraheeda ku soo xoomeen.
Dhakhaatiirta caafimaadka ayaa mar kaas la ar kayaa iyagoo imaanaya oo eeg aya Ms Montoya ka hor inta aysan saarin barele oo ay gelin ambalaas.
Hadda waxay ku jirtaa a qeypta daryeel ka degd egga ah isla cusbitaalka ay dha khaatiirtu caddeey een dhimashadeeda.
Wakaaladda wararka ee AFP ayaa ka soo xigatay Mr.alberán isagoo leh: "Wax yar ayaan ka fahmayaa waxa dhacay, ha dda waxaan kaliya u duceeyaa in hooya day caafimaadkeeda uu soo hagaago, wax aan rabaa in ay noolaato oo aan garab istaago."
Dhaco tan u dhow oo horay u dhacday
Sannadkii 2018-kii dadka ku nool xaafad ku taalla dalka Itoobiya ayaa u dabaal dag aya wax u eg "qof dib u soo noolaaday" XIGASHADA SAWIRKA,SIBU SIRE COMMNICATION Sannadkii 2018-kii dadka ku nool xaafad ku taalla dalka Itoobiya ayaa u da baal dagaya wax u eg "qof dib u soo noolaaday" ka dib markii nin lagu tiriyay dhimasho uu soo kacayisa goo aaskiisa lagu guda jiro.
Hirpha Negero, oo ah aabe dhalay shan carruur ah ayaa la gu dhawaaqay inuu geeriyoo day maalintii Talaadada ahayd, abaare 10:30 barqanimo ee xilliga dalkaas.
Sida uu qabo xeerka dhaqan ee maxalliga ah, oo looga dhaqmo xaafadda ka tirsan degmada Sibu Sire ee bartamaha gobolka Oromada ee dalka Ito obiya, rasaas ayaa labo jeer kor loo riday, taasoo la gu xaqiijinayay geeridiisa isla markaana dadka xaaf adda loogu sheegayay iney aaskiisa ka soo qeyb galaan.
Saacad gudaheed, Etana Kena'a oo ah ninka xa afadda u qaabilsan howlaha qabriyada ayaa naxash dhex galiyay Mr Hirpha wuxuuna u diyaariyay in la aaso isla galinka dambe ee maalintaas.
Hase ahaatee, intii ay socotay munaasabadda aaska, saacaddu markii ay ahayd abaare 15:30 Shal ay ee wakhtiga maxalliga ah, ayey dadkii murugsa naa ee tacsida joogay maqleen garaacis ka imaaney say gudaha naxashka.
"Dadka aad bey u argagaxeen weyna kala carar een, xitaa ma aanan heli karin qof i caawiya", ayuu yiri Mr Etana, isagoo sharraxayay sida uu Mr Hirpha caawinaadda ugu baahnaa markii uu ka furay naxashka.
Ninka u muuqday inuu "dib u soo noolaaday" qu dhiisa ayaa BBC-da la hadlay oo u sheegay waxa uu kula kulmay naxashka dhexdiisa: "Waxaan maqlay qof oynaya. Neefta ayaa igu xirmeysay waxaana is ku dayayay inaan karfanta kala jeexo. Wax tabar ah ma aanan lahayn, mana awoodi karin inaan hadlo". Ayuu yiri.
Ka dib wuxuu sheegay iney u suurta gashay inuu caawinaad dalbado. "Yaa jooga meeshan?"
Argagixii hore ka dib, tacsidii ayaa isu badashay dabaal dag.
Ninka qabriyada ka shaqeeya, oo ah Mr Hirpha abtigiis ayaa yiri: "Waxaan horay usoo aasay meyd adka 50 ama 60 ruux. Waligey ma arkin dhacdo tan la mid ah. Wuxuu u muuqday inuu geeriyooday".
Dr Birra Leggese ayaa BBC-da u sheegay in Mr Hirpha uu dabcan ku jiray "koomo aad u xeel dheer".
Dhowr bilood ka hor, isla deegaan ka tirsan gobol ka Oromia ayuu nin si iskiis ah u sheegtay nabinimo soo jiitay indhaha warbaahinta, ka dib markii uu isku dayay inuu dib u soo nooleeyo qof dhintay, isla mar kaana uu ku hungoobay. XIGASHO:-BBC
MAXAAD KA TAQAANAA MAGAALADA AYSAN DOWLADDA IYO AL-SHABAAB TOONA MAAM ULIN?
Teedaan
Deegaanka Teedaan oo kamid ah magaalooyinka ku yaalla bariga gobolka Hiiraan ee laga saaray al-shabaab 10 bilood kahor ayaan wali laga hirgalin ade egyada dawladdu bixiso si da amniga, maxkam adaha, caafimaadka iyo waxbarashada. Odayaasha deegaanka oo kaashan aya maleeshiyo oyin ka macawisleyda loo ya qaan no ee dagaalka kala hor yimid al-Shabaab ayaa nidaam maxalli ah u sameeyay magaalada, iyagoo ka shaqeeya aminga iyo xal u helidda murannada dhex mara dadka deegaanka kuwada nool. Teed aan waxay qiyaastii 65 km galbeed uga beegan tahay degmada Maxaas. Guddoomiyaha magaalad aasi Gabaxeey Axmed Nuur ayaa weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan uga war ramay sida Teedaan loogu nool yahay dowlad la’ aan. "Teedaan marxalado badan ayay soo martay iyo dagaallo iyo dhibaato laakiin hadda xagga amn iga aad ayuu u wanaagsan yahay,” ayuu yiri gudoom iye Gabaxeey Axmed Nuur.
Sidee ayay 10 bilood dadka deegaanka keliya u xukumayeen Teedaan oo al-Shabaab laga saaray?
"Teedaan maaddaama aan annaga iska leennahay cadowgiina aan ka saarnay mas’uuliyadda na saa ran ayaa ah inaan difaacno amnigeeda ka shaq eyno, hagaajinno waana ku qasbannahay. Midda ka le ee ah xagga hormarinta iyo amnigii kale waxaa la weydiin karaa maamullada oo aan jirin wax dhan kooda naga soo gaaray,” ayuu guddoomiye Gabax eey Axmed Nuur BBC u sheegay.
"Magaalada waxaa mara waddada weyn ee ilaa gobollada dhexe, Boosaaso ilaa Mudisho. Teedaan waxaa toddobaad kii mara ilaa 150 gaari kuwaas oo wada raashiin, khudaar iyo wax walbo.”
Teedan, magaalo aan saldhig boolis lahayn, max kamado aan lahayn, nidaam dowlad aan lahayn, sidee ayay dadku ugu nool yihiin?
Maleeshiyada Cali Qaran ee Bakool
"Waxay dadka ugu nool yihiin si adag, nolol layacan ayaa ka jirta, saas oo ay tah ayna weli waan la taca alnaa oo qabiil ah aan ayaan ula tacaalnaa annagoo la kaa shaneyno nabad doonnada, macawiisleey da xoreeyay deegaankan oo ku dhintay oo ku dhawaac may oo dhiiggooda u huray, dhalinyarada iyo aqoon yahannada deeg aanka,”
"Annagoo iskaashaneyno ayaa waxaan sameyn ay ciidamo madani ah oo maca wiisley ah oo amniga ka shaqeeya. Waxaa ku yaalla kontrool ay joogan cii damo am niga ilaaliya marka ciidamadaas ayaa taga meesha laga sheego oo la soo qabtaa, sidaas ayaa nabadgalyada lagu sugaa oo sidii booliska u shaq eyn jireen ayaanu isku xilqaannay inaan u shaqeyno inta dowla dda naga soo gaareyso.”
"Maamulka Teedaan ka jira waa maamul maxalli ah oo ay dadka deegaan ka soo doorteen oo iyaga rabitaankooda ay ku yimaadeen.”
Tan iyo markii deegaannadan laga saa ray
al-Sha baab, dowladda dhexe, xildhi baannada ka soo je eda deegaanka oo fed
eraalka ka tirsan dhammaan tood waxay ka hadlayeen in deegaannada lagala ware
egay al-Shabab xasilin loo sameeyo oo ma dax weynaha Soomaaliya Xasan Sheekh
Maxamuud u magacaabay ergay gaar ah balse guddoomiye Gab axeey Axmed Nuur ayaa
BBC-da u sheegay inay
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ABRBACO 14-KA JUUN 2023-KA
..