
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 13-KA JUUN 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey shirka meertada 14-aad ee IGAD
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Maxam uud oo ka qeybgalaya meertada 14-aad ee shirka IGAD ayaa ka hadlay guu laha amni iyo siyaasad eed ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya iyo hal ganka dalka lagaga xoreynayo Khawa ari jta. Madaxweyne Xasan She ekh Maxamu ud wa xa uu sheegay si loo nabadeeyo dal ka in dowlad da Soomaal iya ay qaaday tallaabooyin muhiima oo lagula dag aal amayo kooxda xagjirka ah ee Al-shabaab, lag ana saaray dhul baaxad leh oo ka tirsan gobolada Shabeelooyinka, Hiiraan, Galga duud iyo Mudug, islamarkaana ay nabad iyo nida am dowladeed ay ku naaloonayaan degmooyin ay kooxdu cadaadis ku haysay muddo 15-sano ah.
Madaxweynaha ayaa xusay in deegaa nada iyo degmooyinka laga saaray Khawa arijta ay ka soc daan mashaariic horumari need oo lagu dhisayo adeegyada bul shada, lana xoojiyey ammaanko oda, taas oo suura galisay inaysan argagixisadu dib ugu soo laaban.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhina ca kale madaxda IGAD la wad aagay in dowladdu tallaabooyin u qaaday dhinaca horumarinta nida amka dowladeed, iyadoo la joogteyanayo kulam ada golaha wadatashiga Qaranka, ayna qabsoom een ilaa 6-kulan tan iyo intii uu xafiiska Villa Som aliya dib ugu soo laabtay.
Shirkii u dambeeyey ee golaha oo qab soomay 24-27-ka May ayuu xusay mad axweynuhu inay ka soo baxeen go’aano muhiimah oo ay ku jirto in doorasho qof iyo cod ah dalka loo diyaariyo, isl amarkaana golayaasha dowladdu ay ka shaqay nayaan hirgalinta heshiiskaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa garab ista ag u muujiyey dalka aan walaa laha nahay ee Su dan oo ay colaadi ka soc oto, waxaana uu mada xda dalalka ku jira urur goboleedka IGAD ku booriyey inay qaataan doorkooda nabad ku soo dabaa lidda dalka Sudan iyo meelaha kale ee xasaraduhu ka jiraan
Ra’iisul wasaaraha XFS oo hortagay guddoon ka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacab ka JFS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jam huuriya dda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shalay hortag ay Guddoonka iyo Gud diga Joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS,
Kulanka oo uu guddoominayay Gudd oomiya ha Golaha Shacabka, Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe) ayaa looga wada hadlay xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa Hay’adaha Fulinta iyo Sharci dajinta.
Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa ku bog aadiyey Golaha, ansixinta shuruucda muh iimka u ah dal ka, gaar ahaan arrimaha deyn cafinta iyo amniga dalka, iyagoo gud danaya waajibkooda Dastuuri ga ah , waxuuna ka codsaday in ay meel mariya an shuruucda wali horyaala iyo kuwa la horkeeni doono ee dalka muhiimka u ah. Xukuumadda Dan-Qaran ayuu tilmaam ay Ra’iisul Wasaaruhu inay diyaar u tahay korjoogt eyn iyo la xisaabtan, maadaama hadafkeedu uu yahay dowlad-wana agga iyo la dagaallanka Musuq-maasuqa. Ra’I isul Wasaaraha oo uga mahad celiyay Guddiga joogtada wada-shaqeyn tooda dhow, ayaa hoosta ka xariiqay in he shiis walba oo siyaasadeed oo ay gaaraan Golaha Wa datashiga Qaranka, la hor keeni doono Golaha Shacabka, si waafaqsan Dastuurka iyo Xeer-hoo saadka Golaha.
Soomaaliya oo ku sii dhawaanaysa dhamay stirka geedi-socodka deyn cafinta
Waxaa Shalay magaalada Nairobi ee caasim adda dalka Kenya ka furmay shirka hannaanka deyn cafinta Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo 4-maalmood ah, waxaana goobjoog ka ah qaar ka mid ah hey’adaha dowladda Soomaaliya oo ay hoggaan ay u tahay wasaaradda maaliyad da, halka hay’adaha dhaqaalaha ay ka soc daan IMF iyo Bangiga Adduunka.
Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saarayaa horumarinta soos aarka dakhliga gudaha, hirgalinta nidaa mka maamulka maa liyadda guud iyo dib u habeynta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Md Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa sheegay in ay qaadayaan talaabo dowladeed oo loo dhan yahay si loogu guuleysto fulinta qorsh ayaasha horumarineed ee dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya
Ra’iisal wasaare Xamse oo daah furay xafiiska gar-maqalka dadweynaha ee NISA
Ra’iisul wsaaraha xukuumadda Jamhuuriyad da Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeer ku tagey xarunta Hay’adda Nab adsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa daah fu ray Xafiiska garmaqalka Dadwe ynaha. Xafiiska garmaqalka dadweynaha ayaa shaqadiisu tahay qabashada cabashoo yinka dadweynaha ee ku saabsan xadgu dubyada ay galaan ciidamada NISA ee ka dhanka ah xuquuqda iyo xorriyaadka aas ’aasiga ah ee muwaadiniinta, iyadoo dadwe ynaha Soomaaliyeed ay si toos ah u soo wici karaan xafiiskan.
Ra’iisul wasaaraha ayaa ku ammaanay Hay’ad da Nabadsugidda iyo Sirodoonka Qaranka hirgel inta xafiiska garmaqalka Dadweynaha oo ah mid sii adkaynaya kalsoonida ay shacabka Soomaali yeed ku qabeen hay’adda.
Ra’iisul wasaare Xamsa ayaa sheegay in hor umar la taaban karo ay ku tallaabs atay hay’addu sannadihii dhawaa, waxu una kula dardaarmay hoggaannada kala duwan ee hay’adda in ay sii xoojiyaan dadaalkooda ku aaddan kor-u-qaadidda amniga Qaranka.
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suud aan oo la bililiqaystay
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Shalay bililiqeys tay gaadiidkii safaaradda Soomaal iya ee dalka Suudaan, sida uu xaqiijiyey safiirka Soomaaliya ee dalkaas Amb. Maxa med Sheekh Isxaaq, dalka Suudaan ayaa cagaha la galay dagaallo sokeeye iyo kala dambeyn la’aan. Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa qora al uu ka soo saaray arrintaan wuxuu ku yiri, "Waxaan cambaarey nayaa falkii wuxu us hnim ada ah aa ee lagu bilili qeystay Guriga aan ka deg anaa ma gaalada Khartoum ee dalka Suudaan, lana qaa tey gawaarigi idii Safaaradda Soomaaliy eed, falkaas wux uushnimada ah wa xaa sameey ey maalee shiyaad hubeysan oo aan ixtiraame ynin qawaaniinta caalamka iyo xurmad aha ay lee yihiin xarumaha Diplomasiyiinta."
Dalka Suudaan ayaa waxaa ka taagan qala-laase siyaadeed, iyadoo taladii dalka asi ay u mu uqato mid faraha ka baxday, ka dib dagaalada so keeye ee ka taagan Su udan.
Xildhibaanada BF ku metela gobolka Gedo oo war culus ka soo saaray…
Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soom aaliya ku metela gobolka Gedo ayaa Shalay qab tay shir jaraa’id oo ay ku soo bandhigeen war-sax aafadeed ay ku cadee yeen mowqifkooda ku aad dan xaaladda gobolkaas.
Xildhibaanada ayaa warbaahinta u akhriyey bayaan toddoba qodob ka kooban oo ay ka soo saareen xaaladda gobolkaas, iyagoo si weyn u taageeray maamulka cusub ee madaxweynaha Jubbaland uu u magacaabay gobolka Gedo.
"Waxaan soo dhaweyneynaa maamulka cusub ee Jubbaland ay u magacowday gobolkaas, wax aana bulshada ugu baaqey naa inay la sheeqe ey aan maamulka cu sub, sidoo kale waxaan kula dardaa rmeynaa masuuliyiinta la soo magacaab ay inay la yimaadaan firfircooni shaqo iyo xalka gobolkaas,” ayaa lagu yiri bayaanka xildhibaan ada. Sidioo kale xildhibaanada ka soo jeeda Ge do waxay farriin u direen dowladda fed eraalka iyo maamulka Jubbaland, iyagoo ka codsaday inay si deg deg u fasaxaan mashaariicda ka xayiran dad ka reer Gedo.
"Waxaan soo jeedineynaa in amniga iyo kala dambeynta gobolka Gedo ay gacanta ku soo dhi gto dowladda federaalka, maada ama ciidanka jo oga gobolkaas ay toos u hoos tagaan dowladda dhexe,” ayaa lagu yiri bayaankaan Shalay ka soo baxay xildhibaanada.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xuku umadiisa ayey xildhibaanadaan ku bogaa diyeen doorka ay ka qaateen in gacanta maamulka Jubbaland dib loogu celiyo gobolka Gedo.
Ilaa 11 xildhibaan ayaa ku saxiixan bayaanka ay Shalay soo saareen xil dhibaanada dowladda federaalka ku me tela gobolka Gedo oo muddo seddax sano ah ku jira jahawareer maamul, kadib markii uu Farmaajo gobolkaas ka jaray Jubbaland , una gacan geliyey siyaasiyiin ku mowqif ah.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa maa lmo ka hor maamul cusub u magacaabay gobolkaas, ba lse xubnihii la magacaabay waxay diidmo culus kala kulmeen siyaasiy iinta maamusha gobolkaas oo awood ku jo ogta meesha, inkastoo dhamaan magaaloo yinka maamulkaas ay joogaan ciidama
da dowladda federaalka.
Qoorqoor oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsi yadda ee Dhu usamarreeb
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmu dug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo agaas imaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiy adda Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa xarig ga ka jaray dhismaha cusub ee Hay’adda ee Dhu usamarreeb, taasoo noqon doonta mid laga maa mulo xarummo kala duwan oo ku ya alla deegga annada Dowladda Galmudug.
Madaxweynaha ayaa sheegay in xafiisk aan uu muhiimad weyn u leeyahay dadka reer Galmu dug, ayna dadaal badan u galeen sideen dadku iy agoo magaalooyin kooda jooga ay u heli lahaaye en adeegga ay bixiso Hay’adda Socdaalka iyo Jin siyadda
Ninkii Hooyadiis ku dilay magaalada Kismaayo oo sameeyey qirasho yaab leh
Xasan Cabdullahi Cabdi oo maalin ka hor hooy adiis ku dilay magaalada Kismaayo ayaa Shalay la hor geeyey maxkamadda darajada koowaad ee magaalada Kismaayo,waxaana la dhageystay ee deynta xeer ilaalinta.Sidoo kale waxaa Shalay la hor geeyey maxkamadda ninkaan oo qiran aya in uu si ku talagal ah u dilay hooyadiis, taas oo ka ya abisay masuuliyiintii joogtay goobta.
Sidoo kale wuxuu Xasan Maxkamadda ka hor cedeeyey inuu miyir qabay oo wax xanuun ah uu san dareemeyn, markii uu Hooyadiis kula kacay falkaas.
Ciidanka booliska Jubbaland ayaa soo qabtay ninkaan markii uu geystay dilka Hooyadiis, isagoo isku dayey inuu bax sado, wax aana toos loogu gudbiyey xeer ilaalinta. Xafiiska xeer ilaalinta Jub baland ayaa Xasan Shalay hor geeyey maxkam adda, waxaana qiraa lkiisa kadib lagu celiyey xab siga.
Maxkmadda ayaa ogolaatay in toddob aad xab siga lagu sii hayo Xasan, iyadoo lagu samey na yo mudadaas baarita ano dheeraad ah, 7-cisho kadibna waxaa dib loogu celinayaa maxkamada.
Kiiskaan ayaa Dorraad argagax ku abu uray dadka reer Kismaayo, waxaana aad loogu faaqid ay baraha bulshada ee guud ahaan Soomaalida, waxayna dadku muujiyeen inay aad ugu farxeen soo qaba shada ninkaas.
Xasan Cabdullahi waxaa la sheegay in Hooy adiis ay dhawaan dadka ku soo celi say, kadib ma rkii uu qurbaha ku dhaqan doorsoomay, wux uuna ugu dam beyn ku dilay magaalada Kismaa yo oo dhaqan celin ay u keentay.
Safaaradda Soomaaliya ee UK oo beeni say eedayn loo soo jeediyay
Safaaradda Soomaaliya ee UK ayaa beenisay eedayn loosoo jeediyay oo ku saa bsanayd in dad ka Soomaaliyeed ee ka safraya UK ay tahay in ay fasax ka qaata an safaarad da ka hor inta aysan safrin.
Safaaradda oo ka fal celineysay qor aal uu soo dhigay Twitter-ka mu waa din Soomaaliyeed oo shee gay in dhowr qof oo Soom aali ah laga mamn uucay inay u safr aan dalko oda, kaddib markii diyaaradda Qatar Airways ay dal batay warqado fasax ah
Safaaradda Soomaaliya ee UK waxay sheeg tay in aysan jirin qodob noocaas ah.
"Safaaradda Soomaaliya ee London kama aysan bilaabin ama uma baahna in qof u safraya Soomaaliya uu haysto warq ad," ayay safaaraddu ku tiri qoraal ay so dhigtay barteeda twitter-ka.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa la xaqiiji yay in shirkadaha diyaaradaha ay bishii April bartamahe eda dalbadeen in dadka safarka ah ee Soomaa liya u socdaalaya ay soo saaraan fiisaha, taasoo dhib ku no qotay dad badan oo doonayay inay dal kooda u safraan.
Mid kamid ah dadka isticmaala Twit terka ayaa axaddii sheegay in diyaaradda Qatar Airways ay ka mamnuucday qoys safrayay, kadib markii ay ka waayeen wa rqad caddeyn ah oo ay bixiso saf aaradda Soomaaliya ee UK.
"Shardigan waxa uu dhaliyay jahaware er iyo niyad-jab baahsan oo soo wajahday muwaadiniin ta British-ka ah ee qorshey naya inay u safraan Soomaaliya,” ayuu yiri Fiidow oo ah muwaadinka ku soo eedeeyay safaaradda UK inay dadka ka soo tagaya UK ku xirto warqado fasax ah.
Taliye ku xigeenka Boliiska oo Muqdisho tab abar uga furay ciidan Taraafiko ah
Taliye ku xigeenka ciidanka Boliiska Sooma aliy eed sareeye guuto Cismaan Cabdulahi Max amuud (Kaniif), ayaa Akade miyadda Boliiska ee Jeneral Kaahiye tab abar xirfadeed uga furay sara akiil ka tirsan ciidanka nabadgelyada waddo oyin ka ee Taraafikada,
Tababarkan ayaa waxaa fulinaya ciida nka Bol iiska Soomaaliyeed iyo Boliiska hawlalka ATMIS, waxaana inta tababarku socdo ay ciidankan ku ba ran doonaan habka hagidda iyo ilaalinta nabad ge lyada waddooyinka, sida looga hortago amni dar ada iyo fulinta sharciyada waddooyinka.
Furitaanka tababarka ayaa waxaa goo bjoog a ha hoggaanka qorshaha iyo tabab rka, qaybta na badgalyada waddooyinka iyo saraakiil ka socotay Boliiska ATMIS.
Haya’adda Socdaalka JFS oo sheegtay inaan wax isbeddel ah lagu samayn hab raacii Socda alka Qurbejoogta Soom aaliyeed
Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhu uriyadda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaaf adeed ay soo saartay ku cadaysay in aanu jirin wax laga beddelay habraaca socdaalka Qurbe jo ogta Soomaali yeed ee kusoo laabanaysa dalka.
Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale la gu xusay in aa nay jirin wax Fiise ah oo lagu soo rogay dadka imaan aya.
Ugu dambayn Haya’adda Socdaalka iyo jinsiy adduhu waxay fartay Diyaaradaha qa ada rakaab ka in ay muwaadiniinta Sooma aliyeed u fududeey aan safarkooda.
Jabuuti iyo Kenya oo dalbaday in aan lagu degdegin dhimista Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya
Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo dhig giisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geel le ayaa ka wa da hadlay muhiimadda ay leedahay in la is waa fajiyo dhimista ciidam ada midowga Afrika ee So omaaliya iyo awoodda amni ee dalka.
Labada mas’uul oo shir jaraa’id ku qa btay dal ka Jabuuti ayaa u muuqday kuwo kasoo horjeeda in haatan la dhimo cii damada AT MIS, iyadoo aan la xa qiijin karin in Soomaa liya ay awood u leedahay inay si hufan ula dagaa llanto Ururka Al-Shabaab.
Hawlgalka Mido wga Afrika ee Sooma aliya (ATMIS) ayaa la fila yaa inuu dhimo 2,000 oo as kari marka la gaaro bi sha June 30-keeda, si masu uliyadda amniga loo gu wareejiyo ciidamada amm aanka ee dowl adda Soomaaliya.
Ruto iyo Geelle waxay ku adkaysteen baahida loo qabo in la ilaaliyo waxay ugu yeereen guulaha ATMIS.
"Annagoo ah dalalka ciidamada ku dee qay ho wlgalka Midowga Afrika ee Sooma aliya (AMIS OM) waxaan ku heshiinnay in shir-madaxeedka IGAD ee soo socda in looga hadlo qorshaha kala guurka Soomaa liya iyadoo la ilaalinayo guulaha ay gaar een AMISOM/ATMIS.”
Waxa ay intaa ku dareen in dhimistaasi ay ta hay in la xaqiijiyo in ciidamada amma anka Soom aaliya ay la wareegaan gacan ku heynta goobihii laga saaray gacanta Al-Shabaab.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ATMIS-ka ayaa labaduba xaqiijiyay in ay ka go’an tahay fududeynta in si habsami leh mas’uuliyadaha am niga loogu wareej iyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
Jimcihii lasoo dhaafay, wasaaada gaa shaa ndhigga ayaa ku dhawaaqday in 2000 askari oo katirsan ATMIS la dhimayo bisha an June dham aadkeeda, si loo fuliyo qara arka golaha ammaan ka ee tirsigiisu yahay 2670.
laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabt ay War shad lagu farsameynayay Maan dooriye & dad ka Ganacsanayay
Ciidamada Booliska ee sida Millateriga u tabab aran ayaa howlgallo xoogan waxaa ay Habeen ho re ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Kaar aan ee Gobolka Banaadir, iyada oo lagu soo qab tay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad ka Gan acsanayay.
Saraakiisha Ciidamada Boolisa Millatari ayaa sheegay in howlgalkan ay uga jawa abayeen ca basho uga timid Jameecada Masjid Guri ku dhe gan lagu farsameey nayay Maandooriyaha nooc yadiisa kala duwan.
Taliye kuxigeenka
Ururka 6aad Guut ada 23aad ee Guungaar ee Ciidamada Booliska ee sida Millateriga u tababar an Dhame Maxamed Cab di Xuseen Koronto ay aa sheegay in ay muddo bad an ku raad joogeen Guri gan lagu karinayay calaqa iyo waxyaabaha ka le ee maanka dooriya.
Wuxuu sheegay in Gur iga ay ka heleen calaq la gu karinayay oo Haaman ka buuxa an , sidoo kalena dadka ay kusoo qabt een howlgalka uu kamid yahay Oday 70 sano jir ahaa oo ahaa Milkii laha Guriga lagu far sameeyn ayay Maandooriya ha calaqa.
Muddooyinkii ugu dambeeyay Ciidama da Am maanka Soomaaliya ayaa waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadeen howlgallo ay kula dagaala mayeen waxyaabaha ma anka dooriya, iyaga oo soo qabtay waxyaa bo farabadan iyo dad ka Ga nacsanayay.
Ra’isul Wasaarihii Hore Ee Talyaaniga Silvio Berlesconi Oo Geeriyooday
Ra’iisal wasaarihii hore ee Talyaaniga, Silvio Berlusconi ayaa ku geeriyooday isbit aalka mag aalada Milan ee San Raffaele isagoo lagu daw eynayay isbitaalkaas .
Bishii April ee sanadkaan ayaa Silvio laga daw eeyay caabuq kaga dhacay sambabka kaas oo ka dhashay nooc ka mid ah kansarka oo aan la shaacin.
Ganacsadahan warbaahinta ee horu maray oo ahaa 86 sa no jir ayaa markii u horrreysay qabtay xafiiska ugu sareeya Tal yaaniga sannad kii 1994, wuxuuna soo hogaamiyey afar dawlado od tan iyo sann adkii 2011.
Wuxuu hogaaminayay xisbiga midigta dhexe ee Forza kaas oo isbahaysi la galay raysal was aare Giorgia Meloni ka dib doo rashooyinkii sebt embar, amarkii loo door tay aqalka sare ee Talya aniga.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee afarta jeer ahaa ay aa marar badan kasoo muuqday maxkamad, wax aana la sheegay in uu ka soo muuqday 2,500 oo jeer 106 maxka madood, muddo labaatan sano ah.
Eedeymaha lagu soo oogay ayaa wa xaa ka mid ah wax isdaba marin, canshuur lunsi iyo xisa ab celin been abuur ah iyo inuu isku dayay laal uush bixiyo.
Waxa uu inta badan ku eedayn jiray dacwad oogayaasha in ay ku raad joogaan siyaasad isaga ka dhan ah, isaga oo diidaya in uu khalad samee yay. Inkasta oo lagu soo oogay ama dhawr jeer lagu soo oogay, haddana waxa lagu xukumay musuqmaasuq cashuureed sannadkii 2013-kii – taas oo ka mamnuuc day in uu qabto xafiis siy aasadeed muddo dhawr sano ah.
Jabuuti iyo Kenya oo ku heshiiyey dalkugal bilaash ah.
Kenya iyo Jabuuti ayaa ku heshiiyey inay mee sha ka saaraan shuruudihii dal ku galka ee muwa adiniintooda si kor loogu qaado ganacsiga iyo iskaashiga labada dal, sida lagu sheegay bogga internet-ka ee warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Capital FM 11-kii June. Madaxweynaha Kenya Wil liam Ruto iyo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Geelle oo dakiisa kusoo dhawee yay, ayaa sidoo kale muujiyey ka go’naanshaha ah inay dhameystiraan heshiiska socdaalka sha qaalaha ee labada dal.
"Kenya waxay soo gabagabaysay habr aacyo lagama maarmaanka u ah in muw aadiniinta Dj ibouti ay si bilaash ah ku tag aan Kenya,” Ruto ay aa sidaa yiri mar uu Geelle kula hadlayay magaa lada Jabuuti. Ruto ayaa sheegay in labada dal ay sidoo kale aqoonsan doonaan shahaadooyinka tacliimeed ee laga helo labada dal ee furs adaha shaqo.
"Waxaan madaxweynaha ku warge liyay in Kenya ay ardayda Jabuuti u fidin ayso 300 oo bo os oo ka mid ah jagooyink eenna tacliinta sare iga oo laga qaadayo kaliya khdimadaha aradada Ken ya laga qaado,” ayuu yiri. Labada mas’uul ayaa goob joog ka ahaa heshiiska is-fahamka tamarta, horumarinta arrimaha dhalinya rada iyo fanka, iskaashiga dhanka adeegga dibadda, iyo dalx iiska. Geelle iyo Ruto ayaa sidoo kale ka qeyb ga laya shir ay yeelanayaan Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo dagaalka ka socda dalka Sudan kaas oo Shalay ka socda dalka Jabuuti
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gudaha magaalada Baraawe
Wararka naga soo gaaraya magaalada Bara awe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheeg aya in saakay ay degan tahay xaalada magaalad aas, kadib dagaal Culus oo Shalay galinkii dambe ilaa Xalay fiidkii soo gaaray oo ku dhex halkaas cii damada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dara awi ishta maamulka Koonfur Galbeed.
Dagaalka saacadaha badan qaatay ee ku dhex maray gudaha magaalada Baraawe Militariga Sooma aliya iyo kuwa Daraawiish ta Koonfur Galbeed ayaa la sheegay inuu ahaa mid ka bilaawday dil ciidanka Daraawiishta Koon fur Galbeed ay u geysteen asakari ka tirsana Mili tariga Soomaaliya oo magaciisa lagu soo koobay Suusac.
Inta la xaqiijiyay dagaalka culus ee ka dhacay gudaha magaalada Baraawe waxaa ku dhintay ilaa 10 ruux, waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ka badan.
Gudoomiyaha gobolka Shabeelada Hoose Max amed Ibraahim Barre oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay khas aariha ka dhashay dagaalkii ka dhacay degmada Baraawe ee gobolka Shaabeelaada Hoose.
Guddoomiye Maxamed Ibraahim Barre ayaa si doo kale sheegay iney ku guuleesteen in xabad joojin ay kala dhex dhigaan ciidamada labada dhi nac ah ee dirirtu dhexmartay, islamarkaana ay ba arayaan waxaa sababay dagaalka.
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Scotland oo la xiray
Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Stu rgeon ayaa la xidhay, iyada oo saldhiga lagu ha yey illaa toddo ba saacad ood, ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay saldhiga booliska si ay uga qayb gashay waraysi ay la yeela nayeen ciidamada bool iska oo ku saabsan, habka loo maamul ay lacago uu lahaa xisbigeeda Scottish Nat ional Party. Ba adhista ay wadaan ciidamada boolis ku ayay ku eegay aan,sidii loo maareeyey lacag ka badan $754,140 dollar, taas oo ay ururiyeen xubnaha u ololayn ayey madaxba naanida Scotland, sann adkii 2017, taasoo la asteeyey in loo isticmaalo hawlo gaar ah, hase ahaatee ay soo baxday in lacaga haas loo adeegsaday arrimo kale oo aan ahay hawlihii loogu talo galay.
Xadhiga ra’iisal wasaaraha hore ee Sco tland ayaa weji gabax ku noqday, xisbiga SNP, kaas oo ka mida, xisbiyada ugu waa weyn siyaasadda Sco tland, labaatankii sa no ee ugu dambeeyey.
Sturgeon ayaa sannadkan bilawgiisii waxay ka degtay xilka.
Afhayeen u hadlay xisbiga SNP ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha hore ay u tagtay booliska, si ay su’aalo u weydiiyaan, taas ugu dambayn ay bo olisku xidheen, ka dibna ay baadhitaan ku sam eeyeen.
Nicola Sturgeon ayaa sheegay inay la shaqayn ayso ciidamada booliska ee ba adhitaanka wada, haddii ay ka dalbadaan.
MAXAA SABABA MADAX-XANUUNKA, IMISA NOOC AYUU SE U QEYBSAMAA, MAXAA SE LAGU DAWEEYAA?
Madax-xanuunka
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Madax xanuunka waa dhibaato caafimaad oo ku dhawaad qof walba uu la kulmo. Marka loo eego tirakoobyada, laba ilaa saddex ka mid ah afartii qofba waxay la kulmaan madax xanuun sa nnad kasta. Qiyaastii 30 boqolkiiba dadkan ka mid ah waxay isticmaalaan daawooyinka loogu tal agalay madax xanuunka. Bukaannada madax-xan uunku si joogto ah ayaa loogu arkaa qeybaha xaa ladaha degdegga ah iyo waaxaha bukaan-socodka ee isbitaallada.
Madax xanuunka inta badan waa laba nooc. Mid waa madax-xanuun asaasi ah kan kalena waa madax-xanuun labaad.
Madax xanuunka asaasiga ah : Madax xanuun ka waa dhibaatada ugu weyn ee dad badan hay sato . walwalka badan ayaa keenaa boqolkiiba 70 madax xanuunka noocan ah, halka madax xanu unka dhanjafka ay dareemaan dadka 16 boqolk iiba. Labada noocba waxaa loo tixgeliyaa madax-xanuun hoose.
Nooca labaad ee Madax xanuunka ee ay jiraan sababo keena, Taas macnaheedu waa madax xa nuunka uu keeno caabuq ama dhaawac iyo jug madaxa kaa gaarta waxayna dhaqaatiirta ugu yeeraan madax-xanuun labaad.
Dhanjafku waa nooc madax xanuun oo qayb ka mid ah madaxa si gaar ah uu qofku u xanuuno, wuxuuna u baahan yahay daweyn gaar ah.
noocyada kala duwan ee madax-xanuunka
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Maxay yihiin calaamadaha lagu garto madax-xanuunka?
Waxaa jira nooc madax-xanuun ah oo loo ya qaano Migraine, nooca waxaa uu qofka dareemaa madax-xanuun aad u daran hal dhinac .
Madax xanuunka waxaa ka horeeya calaamado ay ka mid yihiin lallabbo, ma tag, shanqarta iyo iftiinka oo qofka dhiba.
Madax-xanuunka noocan ah wuxuu bilaabmaa isla marka aad subaxii soo toosto , xanuunkuna wuxuu kordhiyaa dhowr saacadood gudahood.
Madax xanuunka caadiga ah oo uu madaxa ood han ku xanuunayo waxaa uu qofka ku badan yahay marka uu uu qofka walwal iyo isku-buuq uu hayo, Waxaa qofka uu xanuunka ka dareemaa ilaa jeegada iyo qoorta. Madax xanuunka nooc aan ah wuu yaraadaa ka dib markaad hurudo.
Waxaa sidoo kale jira xanuuno kale sida Xanu unka ka yimaadda dhibaatooyinka dhanka indh aha waxaana inta badan xanuunkan uu yimaada xilliyadda galinka dambe iyo habeenkii.
Calaamadaha lagu aqoonsan karo xanuunka noocaan ah waa qofka oo dareema tabar-daro iyo inuu si sax ah u arki waayo xarfaha meel ku qoran ama shay fog. in qofka uu xirto muraayadaha indhaha ayaa si fudud u xallin karta dhibaatadan.
Madax xanuunka Sinus, waxaa uuna dadka aad u dareemaan marka ay subaxii hurdada ka soo kacaan . Xanuunku wuxuu ka sii daraa marka qofka uu foorarsado oo uu bukaanku moodo in uu madaxa soo dhacayo.
Dhiigbaxa madaxa ama dhibaato kasta oo xidi ddada dhiigga la xiriirta, waxay keeni kartaa madax-xanuun daran oo degdeg ah. Xaaladaas, waa qofka uu si degdeg ah uu isbitaalka u aadaa.
Haddii uu madax-xanuunka uu si tartiib tartiib ah u kordho waxyaabaha looga shakin karo wax aa ka mid ah Burada maskaxda , aragga qofka oo tartiib tartiib u yaarda, matag aan kala joogsi lah ayn, ama calaamado kale oo si muddo dhowr maalmood ah. Bukaanno badan oo leh calaam adahan ayaa waxaa mararka qaar ay halis ugu jiraan suuxdin.
EEG BOGGA 5AAD
KA YIMID BOGGA4AAD
MAXAA SABABA MADAX-XANUUNKA, IMISA NOOC AYUU SE U QEYBSAMAA, MAXAA SE LAGU DAWEEYAA?
Marka laga soo tago waxyaabaha aan kor ku soo xusnay, mararka qaar waxaa madx-xanuunka keena sonkorta dhiigga oo hoos u dhacda ama qofka oo saacdo badan fadhiya kombuyuutarka .
Haddii madax-xanunyada noocan ah aad isla markiiba aqoonsato, waxaad si dhakhso ah uga takhalusi kartaa xanuunkaasi.
Xanuunka dhanjafka ilaa iyo hadda wax dawo ah looma helin
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Gambaleelka digniinta
La tasho dhakhtar haddii aad isku aragto mid ka mid ah calaamadaha soo socda
Haddii madax-xanuunku uu bato xilliga hurdada
Haddii madax-xanuunku kugu badan yahay suba xdii Haddii inta jeer ee maalinkii madax-xanuun aad dareento uu kordho.
Haddii uu jiro dhaqdhaqaaq madax iyo culeys aad dareemeyso
Qandho badan iyo madax xanuun aan luqunta dhaqaajin karin
Matagid
Haddii aad miir daboolanto, ama aad dareemto caajis, Haddii madax-xanuunku ka sii daro ka dib dhaawac madaxa kaa soo gaarya
Haddi aad dareento in araggagu laciifayo
Baaritaanada
Waxaan sameyn kartaa Dhammaan baarita anada sida BP iyo baaritaanka sonkorta, waxaa sidoo kale aad sameyn kartaa baaritaano dhanka indhaha ah iyo raajada sanbabada.
Madax xanuunka uu keeno infekshan ka, baari taanka dhiigga iyo, haddii loo baahdo, baaritaan ka dareeraha laf dhabar ta ayaa la sameeyaa. Ta as oo la sameeyo waxay xalin kartaa dhibaatada xanuunka madaxa.
Waxaa Dhibaatooyin badan oo dhanka madax-xanuunka ah lagu ogaan karaa sawir laga qaado maskaxda iyada oo la adeegsanayo mashiinta MRI. Mararka qaarkood baaritaanno sida MRA iyo MRV ayaa laga yaabaa in la sameeyo si loo eego xididdada dhiigga. Dhibaatooyin aad u badan ayaa lagu ogaan karaa sawirka maskaxda ee MRI. Mararka qaarkood baaritaanno sida MRA iyo MRV ayaa laga yaabaa in la sameeyo si loo eego xididdada dhiigga.
Daweynta madx-xanuunka
Daawaynta waxay ku xiran tahay sababta iyo nooca madax xanuunka. Waxaa jira dawooyiin ka la duwan oo loogu talagalay madax-xanuunnada marka qofak isku buuqsan yahay iyo madax xan uunka halka dhinac ah ee loo yaqaano mig ra ines.
Qofka uu madaxa-xanuunayo waa in uu qaa taa oo kali ah dawooyiinka uu dhakhtarka u qoro.
Dhanjafyada soo noqnoqda, oo macnaheedu yahay afar ama in ka badan oo dhanjaf bishii, waa inay qaataan kani iniga muddo saddex toddobaad ah. Sidoo kale raadi sababta xanuunkan oo yaree haddii wakhtiga shaashada Kombutarka aad isticmaasho uu aad u badan yahay.
Daawaynta madax-xanuunka nooca sinusesku waa qofka ku dadaalaa in sankiisu qalalnaadaa isl smarkana uu qofka cabbaa biyaha kulul, uumiga ayaa sidoo kale waxtar u leh.
Ma habboona in la isticmaalo antibiyoo tiga mar kasta, waa muhiim inaad iska ilaaliso hargab ka soo noqnoqda. Tani wax ay ka dhigan tahay ka fogaanshaha cunto oyinka qabow, boorka iyo meelaha wasa khda. Haddii calaamadaha mad ax-xanuunka uu noqdo mid aad u daran , waa ina ad si dhaqso ah u booqataa dhaakhtar, baarisna samaysaa oo aad hesho daawayn ku habboon xanuunka ku haya.XIGASHO:-BBC
SIDEE AYUU SHARCIGA CUSUB EE CAYRTA U SAAMEYNAYAA SOOMAALIDA SWEDEN?
LacagXukumadda Sweden ayaa doonaysa in ay baarto qiyaasta lacagaha ku baxa dadka qaxootiga ah ee loo yaqaanno cayrta.
Dowladda ayaa qorsheyneysa in la xaddido qiyaasta lacageed ee ku baxda dad ka magan-gelyo doonka ah ee ku nool dalkaasi oo ay Soomaalidu qa yb ka yihiin.
Arrintan ayaa loo arkaa in ay tahay mid dhiirri gelineysa dadka soo galootiga ah si ay shaqo u raadsadaan isla markaana ay uga maarmaan ku tiirsanaanta dhaqaalaha dowladda ee cayrta.
Wasiirka maaliyadda ee Sweden ayaa tiri "Ma aha wax wanaagsan in carruurtu ay ku garaadsad aan waalidka oo guri joog ah isla markaana aan shaqo tageynin.”
Arrintan ayaa la rumeysanyahay in ay saameyn ku yeelan doonto qoysaskii heli jiray lacagaha cayrta ah oo Soomaalida ku nool dalka Sweden ay ka mid yihiin.
Wariye Maxamed Amiin oo ka tirsan raadiyaha Sweden isla markaana arrintan uga warramay BBC Somali ayaa ugu horreyn faah faahin ka bix iyay waxa ay tahay lacagtan kaalmada ah ee ay dowladdu sheegtay in xaddidayo.
"Deeqahan waxa ay ku yimaadaan wajiyo kala duwan, waa kaalmooyin kirada lagu kabo oo dad ka qoysaska leh la siiyo, waa daryeel carruurta la xannaaneynayo lacago lagu siiyo, sidoo kale marka ay hooyadu dhasho illaa muddo labo sano ah waa in ay guriga joogto si ay ilmeheeda u nuu jiso taasina lacago ayaa lagu siiyaa, iyadana wa xaa jirta lacag daryeelka ilmaha lagu bixiyo marka qaababka lacaga lagu bixiyo wey badantahay,”
Qoysaska Soomaalida ah ayaa la rumeysan yahay in ay kamid yihiin dadka dhala tirada ilma ha ugu badan taasi oo keeneysa in qoyska Soom aalida ah lacag badan ku helaan ilmahooda.
Wariye Amiin oo markale sharraxaya ayaa yiri "Ilmaha lacagta lagu bixiyo marka uu ilmo cusub kusoo kordho wey badaneysaa tusaale ilmaha 1-aad waxa lagu bixiyaa lacag gaareysa 125$, cun ug walba oo reerka u dhasha lacag ayaa kusii kordheysa, qoysas waxaa jira illaa sagaal carruur ah heysta oo lacagahooda marka la isugu daro kaalmada guriga, xannaada cunugga iyo daryeel ka naas nuujinta, lacagta waxa ay noqoneysaa mid aad u badan oo ku dhow illaa 4000$, dowlad du marka waxa iminka tiri waa in la sameeyaa xad, si walba oo qofku ku helo kaalmo waa in ay san ka badan qofka shaqeynaya”
Elisabeth Svantesson
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Qoraalka sawirka,
Elisabeth Svantesson, wasiirka maaliyadda Sw eden Wasiirka maaliyad da ee Sweden oo is bar bardhig ku samey neysa qoysaska ilmaha badan dhala ee aan shaqeyn iyo kuwa shaqeeya ayaa shirkeeda jaraa’id waxa ay ku sheegtay in marar ka qaar kuwa aan sha qeyn ka lacag badan kar aan taasi oo keeneysa go’aanka baaritaanka ee lacagaha caawinnta ah. Qoysaska Soomaalida ahay ey sioo kale saameyn weyn ku yeelan kartaa arrintan maaddaama qaarkood ay yihiin kuwo ku tiirsan caawinta dowladda.
"Soomaalida iyo qoysaska kale ee ajaanibta ah waa kuwa inta badan dhala carruurta badan, ujeedka arrintan loosoo saaray waa in lacaga badan ee ku bax aya reerahaasi ay yaraato iy adoo Soomaa luduna safka hore ayey kaga jiraan” ayuu yiri war iye Maxamed Amiin.
Reysal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson ay aa isagu sheegay in loo baahanyahay in cid wal iba oo shaqeyn karta ay shaqo tagto, sidoo kale waxa ugu baaqay in is dhexgal la sameeyo lana baabi’iyo xaafadaha loogu magac daray kuwa saboolka ee deeqaha oo kaliya laga qaato.
Ulf KristerssonQoraalka sawirka,
Reysal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson
Soomaalida ayaa la sheegay aa in ay soo dhaweeye en hada lka dowladda oo ay sheegeen in ay shaqooyin u baahan yihiin.
Wariye Maxamed Amiin oo ka warbi xinaya fal celinta Soomaalida ayaa yiri "Soo maalida in badan oo kamid ah waxa ay uga fal celiyeen si wa naagsan, waxa ay leeyihiin waan dadaalnaa oo shaqooyin ay aan raadinna waana arrin fiican in heli taanka shaqooyinka la fududeeyo, dabcan waa ay jiri karaan dad badan oo aan ku faraxsan eyn, dd waxaa jira kula wada agaya fikrado raqiis ah oo ku dhahaya had dii aad shaqeyso iyo haddii kalaba lacagta waa isku mid laakiin intooda badan waa ay soo dhoweeyeen Soomaaliduna suuqya da shaqada dhawaanahanba waa kuwo si wana agsan uga dhex muuqda.”
Dowladda Sweden ayaa haatan ku how lan in la baaro qiimaha lacageed ee ku baxa caawinta soo galootiga balse baarit aanka kadib ayey u mu uqataa in dowladdu ay soo saari doonto go'aanka lagu xaddid ayo cayrta. XIGASHO:-BBC
'JAAMACAD AYAAN SOO DHIGTAY, HADANA HILIBKA AYAAN QALAA'
sawir tusaale ah Dowalada Kanada ayaa dhaw aan sheegtay inay wax ka qaban doonto caqa badaha dib u dhaca ku yimaada kiisaska dadka u socda dalkaas, markii ugu horaysay waxaa Uganda kabaxay duuli maad toos ah oo u kala goosha dalkaasi iyo Canada.
Diyaaraddii ugu horraysay oo toos ah oo sidday 377 qof 257 oo kamid ahaayeen Soomaali soo ga looti ah ayaa gaaray dalka Canada.
Dadka kale ee diyaarada saaran ayaa waxaa kamid ah, dad u dhashay Eriteria, Itoobiya iyo Kongo.
Sida uu noo sheegay Mahad Abdi Osmano oo kamid dadka la socday diyaaradaas ayaa noo she egay in dadka diyaarada saarna ayaa isugu jireen qaar shaqaale ah, xaasas iyo qoyasas barnaa mijka 'group 5' ku baxay iyo kuwa qaxooti ahaa.
Waa markii ugu horeysay diyaarad toos ah oo dad intaa laeg ay dowlada Kanada toos Afrika uga soo qaado.
Mahad yiri: ‘’Horta kanada waa imid, laakiinse waxan maqli jiray shimbir iyo waraf kala war la’. Waxaanu kafileynay iyo sida ay noqo tay ismalaha. Waxaan islah eyn waa meel barwaqo ah oo marka tagto lacag baa ta ala dadku wax ugu badana y jicelyihiin waa lacag taa, lakin wa xay noqotay rafaad waxay noqotay wda nidaam,
EEG BOGGA 6AAD
KA YIMID BOGGA 6AAD'
JAAMACAD AYAAN SOO DHIGTAY, HADANA HILIBKA AYAAN QALAA'
safaf dhaadheer. Meelaha qaar safka aan 7-da subaxnimo gasho ayaad ilaa 12ka ku gaareysa,
meel walbo waxa lagu weydinaya kaarkaa ma haysataan oo adigaba cid kula hadleysa majirto’’.
Mahad ayaa sidoo kale sheegay in caqaba daha ugu weyn ee uu hadda wajahay ay tahay in jaamacadihii uusoo dhigtay iyo aqontii uu horay u lahaa ay noq deen waxba kamajir aan.’’Meeshan xirfad ayaa lagu shaqeys anayaa’’. ayuu yiri.
Bishi hore, Sean Fra ser, Wasiirka Soc daal ka, Qaxootiga iyo Jinsiy adaha, oo uu la socday Hedy Fry, oo ah xubin baar lamaanka ayaa ku dhawaa qay tallaabooyin cusub oo lagu xoojinayo mi da ynta qoyska, oo ay kamid yihiin in la dadajiyo fiisaha deg anaasha ku meel gaarka ah ee dadka isqaba,qalab cusub oo heegan u ah cods ada yaasha deganaashaha kumeelgaarka ah ee dad ka isqaba. Iyo ogolaansho shaqo oo cusub oo fur an oo loogu talagalay dad ka isqaba iyo kuwa qoyska ah.
Wasiir Fraser ayaa sidoo kale ku dha waaqay dib u habayn deg deg ah ee fii saha degananaa shaha ku meel gaadhka ah (TRV) iyo tilaabooyin arji oo tixgalin leh si qoysasku isla markiiba u wa da mido obaan inta ay sugayaan inta laga dhame ystirayo degenaanshaha rasmiga ah. Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in codsiyada lagu dha meyn doono muddo 30 maalmood gudahood.
Dad guraya canabka
Dowladda Canada ay aa sheegtay inay doonay sa in ay qaadato kumana an muha ajiriin ah ka hor dhammaadka sanadka 20 25, si shaqaalo ku filan ay ugu hesho shirkadaha iyo ganacsiyadeeda.
Sanadkii 2022 dowladda Federaalka Canada ayaa shaacisay in sanadkiiba ay qaadan doonto nus milyan qof ilaa inta la ga gaarayo 2025, taa soo ka dhigan in 1.5 milyan oo soo galooti ah ay dalkaa tegi doo naan saddexda sano ee soo so cota.
Sanadkii la soo dhaafay Canada ayaa sharci geeda deganaanshaha siisay in ka badan 405, 000 oo qof, tiradaas oo ah tii ugu badnayd abid ee dalkaas.
Sababta ay soo galootida badan ugu baahan tahay Canada ayaa ah in muwa adiniinta dalkaas ay u badan yihiin dad da’ ah, ayna ku yartahay dhalmada. Si loo kobciyo dhaqaalaha, waxa ay Canada u baahan tahay shaqaale ay dibedda ka keento.
IYADOO SII DHIMANEYSA AYAY CARRUURTE EDA KULA TALISAY INAY ISAGA TAGAAN OO AY NAFTOODA BADBAADIYAAN
ColombiaXIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Qoraalka sawirka, Ciidamada Colombia oo ba dbaadinaya afarta carruur
Hooyada dhashay afar carruur ah oo la soo badbaadiyay ka dib 40 maalmood oo ay ku jireen keymaha Amazon ayaa la sheegay inay nooleyd afar maalin kaddib markii diyaaraddii ay la soc deen ay burburtay.
Magdalena Mucutuy ayaa iyadoo sii dhim ane ysa carruurt eeda kula Talisay inay iska tagaan oo ay caawi naad raadsad aan.
Aabbaha carruur tan, Manuel Ranoque, oo wa rbaahinta la had lay ayaa sheegay in gabadhiisa weyn ay u sheegtay in hooyadood ay kula talisay "inay iska tagaan" oo ay is badba adiyaan.
Walaalahan, oo da’doodu ay kala tahay 13, sag aal, shan, iyo hal jir, ayaa Jimcihii laga soo badba adiyay keymaha waxaana lagu soo qaaday diya arad.
Waxaa kaddib la geeyay isbitaal militari oo ku yaalla caasimadda Colombia ee Bogota.
"Waxa keliya ee [Lesly oo 13 jir ah] ay ii caddey say ayaa ah, in xaqiiqdii, hooyadeed ay nooleyd afar maalin," ayuu Mr Ranoque u sheeg ay weriy eyaasha isagoo bannaanka isbitaal ka ku sugan.
"Kahor inta aysan dhiman, hooyadood ayaa ku tiri, 'Adinka ka taga halkan. Adinku waxaad arki do ontaan nooca qof ee uu aabbihiin ahaa, wuxuuna idiin tusin doonaa jaceylka aan aniga idiin tusi yay," ayuu yiri.
Faahfaahinno ayaa ka soo baxayay markii ay carruurtu joogeen keymaha iyo sidii mucjisada ahayd ee loo soo badb aadiyay – waxaana ka mid ahaa waxya abihii ugu horreeyay ee ay carruurtan yoraahdeen markii la helay.
Nicolás Ordóñez Gomes oo ah shaqaale gargaar ayaa dib u milicsanaya markii ay arkeen carruurta.
"Gabadha ugu weyn, Lesly, oo cunugga ugu yar gacanta ku heysa, ayaa igu soo orodday. Lesly waxay tiri: 'Waan baahanahay,'" ayuu u sheegay warbaahinta RTVC.
"Mid ka mid ah labada wiil dhulka ayuu jiifay. Wuu soo istaagay wuxuuna igu yiri: 'Hooyadey way dhimatay.'" Wuxuu shee gay in samatabixiy eyaashu ay ugu jawaa been "erayo wanaagsan, iy agoo u sheeg aya inay saaxiibbo ahaayeen, oo ay qoys ka usoo direen iyaga".
Mr Ordóñez ayaa sheegay in wiilku ku jawaab ay: "Waxaan rabaa rooti iyo sau sage."
Columbia
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Carruurtan waxay ka soo jeedaan qowm iyadda Huitoto, awowgood ayaana warbaa hinta Colom bia u sheegay in aqoonta ay u leeyihiin miraha la cuni karo ay muhiim u ahayd soo badbaadin tooda.
Gabadha carruurta ugu weyn ee 13-jir ka ah Lesly, ayaa lagu ammaanay inay walaalaheed badbaadisay.
Henry Guerrero, oo ah nin u dhashay qom wiyadda Huitoto qeyb na ka ahaa kooxdii soo badbaadisay carr uurta, ayaa sheegay inay u suurto gashay inay dhist aan meel yar oo ay ku hoydaan.
"Waxay sameysteen teendho go’ ayayna dhul ka dhigteen. Waxay mar walba joogi jireen meel u dhow webiga, iyada [Lesly] ayaana sidatay dhalo cabitaan ka hdam maaday oo ay biyo kusoo dhaa min jirtay."
Muuqaal Dorraad laga soo duubay carr uurta markii la badbaadinayay, ayaa la ar kayay afartan walaalo oo ay ka muuqato tabardarro ay ka qaad een intii ay is badba adinayeen. Mr Guerrero ayaa sheegay in "waxa kel iya ee markii la helay ay maanka ku hay een ay tahay in wax la cuno". "Waxay rab een inay cunaan bariis, waxay doonayeen inay cunaan rooti," ayuu yiri.
Ms Mucutuy iyo carruurteeda ayaa 1-dii May ku safrayay diyaaradda Cessna 206 oo kasoo duu shay Araracuara, oo ka tirsan gobolka Amazonas, waxayna kusii jeedeen San José del Guaviare.
Qorshahooda ayaa ahaa inay u tagaan aabba hood, oo gurigooda uga cararay ka dib markii ay usoo hanjabeen kooxo muc aarad ah.
Diyaaradda ayaa ku burburtay keymaha cufan ee ku yaalla koofurta Colombia ka dib markii uu matoorka ka hallaabay. Labo toddobaad ayay ko oxaha samatabixinta ku qaadatay inay helaan hal ka ay ku bur burtay.
Meydadka dad diyaaradda saarnaa – ho oyada carruurta iyo labada duuliye – ayay ciidamadu ka heleen goobta burburka ba lse waxay u muuqatay in carruurtu ay sii galeen keymaha si ay caawinaad u helaan.
Carruurta la waayay ayay markaas diira dda saareen kooxaha badbaadada oo ka koobnaa in ka badan 100 askari, dadkii de egaanka u dha shay iyo eeyaha wax baara.
Kooxaha wax baarayay ayaa la sheegay inay dhowr mar calaamado ku arkeen ke ymaha, wa xaana ka mid ahaa raadka iyo miro la cunay, kuw aasoo u caqiijiyay inay carruurtu badbaadeen.
Helikobtarro ayaa loo diray halkaas, waxayna baahinayeen farriin la soo duubay oo ah codka ay eydood oo luqadda Huitoto ku hadleysa kun abo orrineysa inay halkooda joogaan si ay u fududa ato baadigoobkooda.
Carruurta ayaa samatabixiyeyaasha u shee gay inay maqleen kelikobtarrada iyo farriint aba.
Ugu dambeyn Jimcihii ayay kooxaha samatab ixinta heleen, iyagoo maqlay ooh inta mid ka mid ah walaalaha. "Markii aan helnay, waxay dhabtii ahayd farxad weyn ,"ayuu yiri Mr Guerrero, oo sharraxayay marxaladda.
Awoowaha, Fidencio Valencia, ayaa sheegay inay "aad daciif u ahaayeen, ayna ku yaalleen dha awacyo yar yar, waxaa hayay xanuun ay ka qaa deen keymaha, balse guud ahaan way fiicnaay een, waxay ku jiraan gacmo ammaan ah".
Colombia
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Qoraalka sawirka,
Fidencio Valencia, awoowaha carruurta ayaa isbitaalka ku booqday
Wuxuu intaas ku daray in jawaab uu ka buuxo bur ay carruurtu ka heleen diyaa radda sidaasna ay ugu suurto gashay inay badbaadaan toddobaadyadii ugu horr eeyay.
Waxaa isbitaalka looga daweeyay nafa qo-darro iyo fuuq-bax waxaana soo booqday xubno ka tirsan qoyskooda iyo kooxaha samatabixinta.
Milatariga Colombia ayaa bartooda Twitter-ka soo dhigay sawir-gacmeedyo ay carruurto same eyeen, kaasoo uu ka muu qdo ey lagu magac aabo Wilson.
Wilson, oo dadkii hayay ka lumay, ayaa loo maleynayaa inay carruurta is arkeen uuna cabba ar waqti la qaatay, balse haa tan weli waa la la’y ahay.
Milatariga ayaa sheegay inay sii wadi doonaan baadi-goobka eygan, iyagoo dad ka reer Colum bia u ballan qaaday inaysan cidna uga dhex tagi doonin keymaha. XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 13-KA JUUN 2023-KA
..